HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA MAARSO 2024-KA

0
Saturday March 09, 2024 - 08:50:52 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA MAARSO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
 

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambal yeeyay haweenka Soomaaliya oo Dorraad u dabbaaldegay 8-dda marso

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxa mu ud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan haweenka dunida,gaar ahaan haweenka Soo maaliyeed oo Dorraad u dabbaaldegaya muna asabadda 8-da Maarso oo ah maalin caalami ah.

Madaxweynaha ayaa bogaad iyay doorka mu hiimka ah ee ay kaga jiraan horumarinta, dhaqaalaha dalka iyo samatabixinta qoysaska Soo maaliyeed.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si doo kale xusay kaalinta taariikhiga ah ee ay ka qaat een halgankii gobonnimo doonka iyo kaalinta Dorr aad ay ka qaadanayaan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

Madaxweyneaha Md.Xasan ayaa qiray in hawe en badan ay naftooda ku waayeen hal gankii loo ga lay madaxbannaanida dalka iyo sidoo kale dagaala da xilligaan lagu ciribtirayo kooxaha khawaarijta ee ku haray deegaanno kooban oo dalka ah.

Ugu dambeyntii Madaxweynuhu waxa uu kula dardaarmay haweenka Soomaaliyeed in ay halk aasi ka sii wadaan dadaaladooda ku aadan ka qeyb qaadashada horumarka dalka, isagoo dhinaca kale na u rajeeyay in sanadkaan kiisa kale ay ku gaara an horumar iyo barwaaqo.

Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey Masuu liyiin xilal cusub loo Magacaabay

Shirka 7aadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magacaab ista Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhi ska Soomaaliya iyo Agaasim aha Gu ud ee Bangiga Horum arinta iyo dib-u-dhiska Soomaa liya.

Golaha WaQsiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyad da ee Marwo Hodan Cismaan in ay noqoto Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, halkan Md. Aadan Ro oble uu noqonayo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaali ya.

Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’I isul Wasaaraha XJFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa la gu ansixiyey Hindise Sharciyeed ka Xeerka Hey ’adaha aan dowliga aheyn, Hab raaca Diiwaan-geli nta Gaadiidka iyo Siyaasad da Qaran ee Korme erka iyo Qiimeynta.

Golaha Wasiirrada, ayaa warbixinno la xir iira amniga iyo difaaca dalka ka dhageystay Wasaarad aha Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha, iyaga oo golaha faah-faahin ka siiyey howlgallada socda ee sugidda amniga, xasillin ta iyo howlgallada lagu ciribtirayo al shabaab

Maamulka Qorsheynta XFS oo ka hadlay arrimo la xiriiray waxqabadka wasaaradda

Maamulka Wasaaradda Qorsheynta, Maalga shiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS ayaa yee shay kulan looga hadlaayey ansixinta warbixin sannadeedka waxqabadka iyo horumarinta qaranka ee sanna dkii 2023. ulankaasi waxaa ka soo qeyb-galay mas’uuliyiin ka kala socday Wasaaradaha iyo Hay’adaha ku midaysan tiirarka Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka sida Tiir ka Siyaasadda loo dhanyahay, Tiirka Amniga iyo Sarayntata Sharciga, Tiirka Horumarinta Dhaqaala ha,, iyo Tiirka Arrimaha Bulshada.

Kulankaaso oo lagu soo bandhigay Guulaha la gaaray iyo caqabadihii jiray 2023-kii,waxaa ka hadl ay Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Md.Maxamuud Siciid Nuur,isagoo kula dardaarmay ka soo qeybgalayaasha in warbxinta tan xigta ay noqoto mid wanaagsan oo ka waxtar badan tan hadda.Warbixin sannadkeedka Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka ayaa la filayaa in la daahfurio todobaadka soo socda.

Madaxda Maaliyadda XFS oo Turkiga uga qeybgalay shir ku saabsanaa Iskaashiga Gana csiga

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFSMarwo Raaxa Maxamuud Janaqoow oo ku sugan Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ay aa ka qeyb ga shay shirka Iskaashiga Ganacsiga Hey’adaha Dowliga ah iyo kuwa aan Dowliga aheyn ee gaarka loo lee yahay (PPP).

Shirkaan oo ah kii 8-aad ee lagu qabto Dalka tur kiga ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horuma rinta arrimaha Haweenka iyo ku garab siinta gana csiyada muhiim ka ah.

Wasiiru Dowlaha ayaa sheegtay in doorka ugu muhiim san ee ay u taagan tahay uu yahay horum arinta iyo xoojinta qorshayaasha haweenka Soom aaliyeed, xili Dorra ad loo dabaaldag ayo maalinta caal amiga ah ee Hawe enka 8-March.

Marxuumad Luul Cabdicasiis oo muddo Bil kadib Dorraad la Aasay

Waxaa Dorraad oo jimco ah qabuuro ku yaalla deegaanka Jazeera ee duleed ka Koon fureed ee magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee marxuumad Luul Cabdic asiis oo bil kahor u geeriyootay dhaawac halis ah oo kasoo gaaray dab uu qabadsiiyay ninkii qabay.

Meydka Marxuumad Luul Cabdicasiis ay aa bil ku jiray qaboojiye yaalla Isbitaalka Ra cep Tayyib Erdogan (Digfeer) ee Muqdisho, halkaasi oo la geli yay markii ay u geeriyootay dhaawaca dabka uu u geystay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo seygeedii ahaa.

Boqolaal dadweyne ah ayaa ka qeyb galay tuk ashada salaada janaasada iyo aaska loo sameeyay Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur lahyed, isla markaana la gubay, xilli ay joogay gurigeeda oo ku yaalla degmada Wa dajir ee Gobolkaan Banaadir.

Dadkii ka qeyb galay aaska oo kamid ahaayeen qoyska marxuumada iyo ehelade eda ayaa dh amaantood Alle uga baryay inuu u naxariisto Luul, janatul firdowsana ka waraab iyo, Marxuum ada ayaa ifka kaga tagtay lix carruur ah oo ay dhashay.

Si kastaba, aaska marxuumadda ayaa ku soo beegmaya maalmo kadib markii maxkama dda gobolka Banaadir ay dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali, ayada oo qoyskeeda ku adkeysteen in aan gabadhooda la duugeyn inta ay caddaalad ka heleyso

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray ciidamo cusub

Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxa muud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid noq on aya Ciidamada Side Gaarka ah u tababaran ee Gorgor oo ka qalin jabiyey dugsiga ciid ama da ee Turksom.

Madaxweynaha ayaa khudbadda uu u jee diy ay halyeeyadan u istaagay difaaca dalkoo da, waxa uu tilmaamay in muhiimadda 1aad ay dowladdu saareyso dib u habaynta Ciidan ka Qaranka oo aas -aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka dalka lagaga saarayo Al-Shabaab.

"Deegaanno badan oo muddo dheer ay joogeen argagixisadu ayaa xor ka ah Dorraad. Sharafta iyo karaamada ay umadda Soomaal iyeed leedahay cidda soo celin karta waa idinka iyo kuwa idinla mid ah ee ka qalin jabiya xeeryahan”.

Cutubyada ciidamadan ayaa Madaxweyna ha u soo bandhigay dhoolla-tus ay ku muujina yaan tayadooda iyo tababarrada ay qaateen, Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada Cutubya dan ayaa Madaxweynaha uga mahadceliy ay mudnaanta uu siiyey nolashooda iyo tababa rrada ay qaateen, waxayna muujiyeen sida ay uga go’an tahay in ay safka hore ka galaan howlgallada xoreynta dalka.

Ugu dambeyn, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga mahad-celiyey dowladda Turkiga doo rka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidama da Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

RW Xamse oo daah-furay dhismaha cusub ee Qeybta baarista danbiyada C.I.D

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumad da Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee qeybta baarista dan biyada ee C.I.D oo la gu soo kordhiyey qal ab casri ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in dhis mah an cusub uu qeyb weyn ka qaadan doo nno Hor umarinta caddaaladda, ka hortag ga iyo dabatagga danbiyada, xukuumaddu na ay mudnaan gaar ah siineyso tayeynta iyo hor umarinta caddaaladda oo muhiim u ah dalka

2-In aan wax gaadiidka tagnikada ah mag aalada lala dhexmarikarin hadii aysan shaqo kujirin.

3-In Dhamaan Taliyaasha ciidamadda dow ladu ay xakameeyaan hubka ay masuulka kayi hiin ciidanka ay xukumaaana aysan magaal ada lasoo aadikarin lana dhexmarikarin.

4-In Dhamaan istaafyada masuuliyiinta dowlada aysan soo qaadan karin qoryaha ha dii aysan shaqo kujirin.

5-Qorigii aan shaqo dowladeed kujirin ama cid sharci-daro ah wadato hadii la qabto waxaa la wareegaya ciidanka.

6-Qofkasta oo lagu qabto falal lid ku ah amniga waxaa la horkeenayaa sharciga cidii kadaba tim aadana waxaa loo aqoonsanayaa iney lamid tahay.

7-Shirku wuxuu bulshada caasumadda iyo kuwa Puntlandba ku wargalinayaa iney ildheer kula socdaan kooxaha Argagixisada ah si aysan ugu soodhexdhuuman shacabka.

Biden oo Israel u sheegay in gargaarka Gaza uusan noqon wax lagu gorgortamo

Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu xeebta Gaza ka dhisi doono marin ku meel gaar ah si sahayda gargaarka bini’aad animo loogu oggolaato in ay si nabad ah u gaaraan dadka rayidka ah ee reer Gaza.

Biden ayaa sheegay in Israa’iil ay qasab ku tah ay inay u ogolaato Gaza in la gaarsiiyo gargaar dhe eraad ah ,isagoo intaa raaciyay in la hubiyo bad qabka shaqaalaha hey’adaha oo aan lagu qaban ama lagu sameyn faragalin ama dagaal.

Madaxweyne Biden ayaa sidoo kale Tel Aviv u sheegay in mudn aanta la siiyo ilaalinta iyo badba adinta nolosha dadka rayidka ah ee aan wax Dorraadsan .

Dhinaca kale,wafdi ka socda Xamaas ayaa ka dhoofay Maga alada Qaahira ee Dalka Masar ,iyad oo sarkaal ka tirsan kooxda uu sheegay in Israa’iil ay fashilisay dhammaan isku daygii dhexdhexa adiyeyaasha ee lagu doonaayay in heshiis la gaaro.

Ugu yaraan 30,800 falastiiniyiin ah ayaa la dilay, 72,198 kalena waxaa lagu dhaawacay weera rrada Israa’iil ee Gaza tan iyo Oktoobar 7,halka tirada dhimashada Israa’iil ee weerarradii Xamaas ay gaareyso 1,139.

Kenya oo soo bandhigtay Sawirada iyo Ma gacyada Xubno ka tirsan Alshabaab

Dowladda Kena ayaa shaacisay magacya da iyo sawirrada 35 qof oo rag ah , kuwaas oo ku eedeysan inay ka tirsanyihiin Alsha baab.

Xafiiska hay’adda da mbi baarista Kenya ayaa ka codsaday bulshada qaybaheeda kala duwan in ay si mutadawacnimo ah u helaan xogo horseedi kara in la soo xiro rag gaan la shaaciyay macluumaadkooda.

Kenya ayaa sheegtay eedaysanayaan oo hub aysan ay khatar ku yihiim Amniga dalka Kenya , Waa shabad Al-Shabaab u qaabilsan qorshaynta iyo Abaabulka weeraradii argagax iso ee dhimash ada badnaa ee dhacay gobolka Lamu iyo deegaanka Boni,” ayaa lagu yiri war kasoo baxay hay’adda dambi baarista Kenya.

Sidoo kale Dawlada Kenya ayaa sheegtay in abaalmarin lacageed oo la taaban karosiin doonta xubin kasta oo dadweynaha ka mid ah oo keena xog lagu kalsoonaan karo oo horse edaysa in la soo xiro Eedeysanayaasha

Somaliland oo xukun adag ku ridday ‘rag gaalo ah’ oo Hargeysa ku sameynayay

Somaliland ayaa Dorraad xukun adag oo xabsi ah ku ridday afar nin oo ‘gaalo ah’ isla markaana maandooriyaha Khamriga ku sam eynayay gudaha magaalada Hargeysa, kuw aas oo lasoo taagay Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex.

Raggan ayay Maxkamaddu sheegtay in iya ga oo gaalo ah ay soo xirteen labiska Islaa mka, sidoo kalena ay ka dawarsanaayeen ma gaalada dhexdeeda.

Shaki laga qaaday ka dib ciidamada Boolis ka ayaa soo qabtay afarta nin, waxaana kadib lasoo taagay maxkamad, iyada oo lagu helay inay Khamri ku sameeyaan gudaha Hargeysa.

"Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa Do rraad xukun ku riday 4 -nin oo dhawaan Ciid amada Booliska JSL garahaan Saldhiga Dhe xe gacanta kusoo dhigeen , raggan oo ku eed aysanaa inay Khamri ku sameeyaan M/Harga ysa gudaheeda iyo inay Iyagoo gaalo ah labis ka islaamka qaateen kuna dawarsanaayeen ayaa dambigaasi lagu helay” ayay tiri maxka maddu.

Sidoo kale maxkamadda ayaa sheegtay in ragg an kaba kamid ah lagu xukumay min sid eed sanadood oo xabsi ah iyo laba milyay an oo shilin ka Somaliland ah, halkalabada kalena lagu riday xukun 6 sanadood oo xarig ah iyo hal milyan oo shlinka Somaliland ah.

"Waxaanay Maxkamadda Gobolku ku xukuntay laba kamida raggaasi 8 sannaddood oo xadhiga iyo 2Milyan oo Shilin S/land , Hal ka labada kale lagu xukumay 6-Sannadood oo xadhiga iyo 1Milyan oo Shilin S/land” ayaa mar kale lagu yiri qoraalka maxkamadda.

Waxaa kale oo lasii raaciyay "Dhanka kale xukunkaasi markay dhamaystaan dhammaan tood dalka waa laga mastaafurinayaa iyagoo markii hore dalka tahriib kasoo galay. Waxa anay kasoo jeedaan dalka Ethiopia”

Ugu dambeyn waxaa fariin loo diray bulsh ada Somaliland oo loogu baaqay inay booliska u soo gudbiyaan wax kasta oo halis ku ah nab ad-gelyada deegaanka.

"Taliska Ciidanka Booliska JSL wax uu bul shada ugu baaqayaa inay degdeg ula soo wadag aan dadka noocaasa markay arkaan” ay aa lagu soo gabagabeeyay

Hindiya oo dib u furaneysa Safaaraddii ay ku laheyd Soomaaliya

Dowladda Hindiya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso iney Magaalada Muqdisho uga furato Safaarad ka shaqeysa xoojinta iyo iska ashiga kala dhaxeeya dowladda fedaraalka So omaaliya.

Qorshaha Hindiya ay dib ugu furaneyso saf aaradeedii ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo mu ddooyinkii dambe uu kor u soo kacayay xiriirka labada dal ka dhaxeeya.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hind iya Axmed Cali Daahir ayaa warbaahinta u sheegay in wafdi ka socda Hindiya ay Muqdi sho u yimaadeen qiimayn dhinacyada amni ga iyo qorshaha dib u furashada safaaraddii ay ku lahayeen Soomaaliya.

"Wafdiga ka socda Hindiya waxay qiimayn ku samaynayeen sidii ay dib ugu furan lahaayeen Saf aaraddii Hindiya ee Muqdisho ku laheyd iyaga oo qiimayay dhinaca Amniga, labada dal waxaa ka dhaxeeya xiriir soo jirayn ah, labada Dal Badda kaliya baa u dhaxeeya ee ma jiro wax dal ah oo u dhaxeeya, wafdiga ayaa sidoo kale xoogga saaray xoojinta cilaaqaadka labada dal sida dhinaca Gan acsiga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo dowladni mada” ayuu yiri Axmed Cali Daahir Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya.

Si kastaba ha ahaatee waxaa isa soo tar aya dalalka doonaya iney dib u furtaan safa aradihii ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho ee Caasimad da Soomaaliya, waxaana xusid mudan in furashada Safaarada Hindiya ee Muqdisho ay wax weyn ka badali doonto heli taanka dal ku galka Hindiya oo ahaa mid ay dadka Soomaaliyeed u doonan jireyn dalka Kenya iyo Itoobiya.

Q/M.oo Madaxda Somalida ugu baaqday dha meystirka qoondada haweenka ee ah %30

Iyadoo Dorraad ay ku beegan tahay maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa Qaramada Mod oobay waxay soo saartay baaq ku socda masuuliyi inta Soomaaliyeed oo ku aadan iney xaqiijinta ka mid noqoshada haweenka Soomaal iyeed siyaa sada oo ay ka dhabeeyaan dhameya tirka qoon dada haween ka ee ah boqolkiiba 30 matalaadda haweenku ku leeyihiin Baarlam aanka Fedaraalka.

"Qoondada ugu yar boqolkiiba 30 waxay wax ka taraysaa oo ay gac an ka geysanaysaa kobcinta sinnaan ta jinsiga iyo awoodsiinta haweenka ee Soomaaliya. Inkastoo ay jiraan caqabado badan, haweenka Soomaaliyeed waxay sii wadaan inay si mug lehgacan uga geystaan nabadaynta iyo dib u heshiisiinta, tani waxay ku timid adeeg ay bixiyaan iyagoo ah Xubno Baarlam aan, iyagoo qayb ka ah ururrada bulshada rayidka ah iyo ururrada dhallinyarada, taasina waa marka wax yar laga tilmaamo dadaalladooda" ayaa lagu yiri Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Mido obay u qaabilsan Soomaaliya Catri ona Laing.

Warsaxafadeedka kasoo baxay Xafiiska Cat rio na Laing ayaa sidoo kale lagu sheegay in haw een ka ay udub dhexaad u yihiin dhismaha bulsho oyin loo dhan yahay.

"Haweenka Soomaaliyeed waxay sii wada an inay xasuusiyaan saamileeyda siyaasad eed in xaq iijinta xeer Baarlamaan oo lagusoo saaro u-wada dhamaanshaha iyo qoondada 30 boqolkiiba ay tahay codsi la fulin karo marka la tix raaco balan q aadyadii ay horey u sameeyeen hoggaanka Soo maaliyeed" ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Xafiiska Catriona Laing. Halku dhigga sanadk aan ee xuska maalinta Caalamiga ee Haweenka ayaa ah "Maalgeli Hawe enka" waxaana munaa sabad da Dorraad oo kale aduunka oo dhan laga xus aayay tan iyo sanadkii 1875, iyadoo loo daba al dego guulaha ay haweenku ka gaareen dhanka arri maha bulshada, dhaqaalaha, dhaq anka, siyaasad da, iyo sidoo kale in la xuso ba aqa ku aaddan in wax laga qabto dardar gel inta sinnaanta jinsiga.

IGAD oo ku baaqay faragelin degdeg ah oo looga hortagayo musiibo ka dhacda Badda Cas

Urur Goboleedka IGAD ayaa ka hadlay mu siibo laga cabsi qabo in ay ka dhacdo badda cas iyo gac anka cadmeed, kaddib markii mar kab siday kiimiko uu ku quusay badda kuna daadatay kimikkadaasi gunta hoose ee badda.

Qoraal kasoo baxay urur goboleedka IGAD ayaa na walaac xooggan looga muujiyay saa meynta ka dhalan karta kiimikadan badda ku daadatay, waxa ayna sheegeen in loo baahan yahay in si deg deg loo qaado tallaabooyin kahor tag ah.

Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaana laga cabsi qabaa in musiibadan ku habsato ,ka dib mar kii uu xeebaha Yeman ku degey markab la yiraa Rubymar oo sidey in ka badan 12,000 oo metric tonnes oo kiimikada beeraha lagu bacrim iyo ee ammonium phosphate ah ,taas oo u dhiganta 22 oo tan oo shidaal ah in in badda lagu qubay.

Ururka IGAD waxay ka digtey in kiimikada biyaha ku milantay ay halis gelineyso noolaha ba dda ku jira, waxayna babi’in kartaa dhirta iyo balbal ooyinka badda gunteeda ku waaban ee daaqsinka iyo gabaadka u ah nafleya ba dda ku nool.

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallama dalka Yemen ayaana lagu eedeeyay in iyagu sabab u ahaayeen markabka kiimikada siday ee ku quusay badda cas, kaddib markii kooxda mar kabkaasi ku weerareen gantaalo

ICG: Soomaaliya waxay farta ku godeysaa Imaaraatka

Hay’adda La Socodka Xasaradaha Adduun ka ee ICG ayaa warbixin ay ku qortay ku sheeg tay in ma’uuliyiinta federaalka Soomaaliya ay si hoose uga cabanayaan Imaaraatka Carabta, iy aga oo ku eedeynaya in ay lug ku leeyihiin heshi iskii Itoobiya iyo Somaliland.

Warbixinta ayaa sidoo kale la gu sheegay in aragti taas la mid ah ay qabaan diblomaasiy iinta adduunka ee ku foogan arrimaha Soomaaliya.

ICG ayaa dhanka kale dowladda federaalka ku amDorraady in ay aad isu xakamaysay, welina ay xeerinayso wax badan, aysana qaadin wax tal laabo ah kadib go’aankii lagu celiyay diyaaraddii Itoobiya ee weftiga u wadday Hargeysa.

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa dh owaan meel fagaaro ah ka sheegay in sababta ay u eryi la’yihiin safiirka, ciidanka iyo diyaaradda Itoobiya ay tahay in ay dhawrayaan xiriirka dari snimo, iyo in aanan dib loo soo faagfaagin cadaa waddii taariikhiga ahayd.

Hay’addan ayaa qireysa in Soomaaliya ay lee dahay gacan sareynta diblomaasiyadeed, addu unkana ku qancisay in Itoobiya gardaran tahay.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in markii uu Abiy Ahmed xilka yimid uu si weyn ugu ololeeyay in shac abka Itoobiya ee 120-ka milyan ah uu u heli doo no bad, isaga oo jeediyay khudbad arrin kaas la xiriirta bishii Oktoobar 2023, hadalkaas oo loo fasirtay in uu Eritrea duulaan ku yahay, balse uu caddeeyay in uusan saas ula jeedin hadalkiisa. Xasan Sheekh ayaa xiriir dhow la laheyd Imaaraadka Carabta tan iyo markii uu xilka yimid, ayada oo dalkaas uu ahaa kii ugu horreeyey ee uu booqday, hase yeeshee tuhunka la xiriira Itobiya wax weyn ka beddeli kara.


Ujeeddada shir lagu soo xiray XALANE Dorraad

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shirka qorshaha isbeddelka qaran.Kulankan oo ka dhacay Hanger-ka Xalane ayaa waxaa kasoo qeyb-galey qaar kamid wa siiradda xukuumadda, xoghayaha xafiiska ra’ii sulwasa araha, ku-xigeenka, agaasimay aal, iyo xubno kale oo ka tirsan xafiisyada dowla dda.

Kulanka oo ahaa mid lagu xoo jinayo iska ashiga xukuumadda iyo ganacsiyada ayaa sidoo kale waxaa kasoo qeyb-galay madaxda shirkadaha wax dhoofinta, korontada, bangiy ada, shidaalka, beeraha iyo shirkadaha gan acsiga guud ee dalka.

Intii uu socday kulankan ayaa waxaa ururada ganacsatada laga dhageystay aragti yadooda ku beegan caqabadaha ganacsiga, fursadaha jira ee aan wali laga faa’iideysan iyo sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatooyinka ragaadiyey kobaca gan acsiga dalka.

Dhanka kale, ganacsatada ayaa ka mahad-celi say sida quruxda ah ee shirka loo soo agaasi may iyo in xukuumaddu ku dhiiratay ka shaqeynta soo celinta kalsoonida ganacsata da iyo soo jiidashada maal-gashiga dalka, ay na xukuumadda u doonay so in xal laga gaaro dhibaatooyinka jira ee dhanka amniga, dham eystirka sharciyada ganacsiga, iyo xoojinta tamarta.

Arrinkan ayey sheegeen inuu rajo galinayo ganacsatada, gaar ahaan kuwa doonaya inay maal-gashi ku sameeyaan dalka, islamarkaa na ay qeyb ka noqdaan kobaca dhaqan dhaq aale iyo shaqo-abuur ee dalka.

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisul wasaaraha oo kulanka ka hadlay ayaa sheeg ay in hogaanka sare ee xukuumadda, madax weyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Xa mza ay si wadjir u ballan-qaadeen xoojinta iskaashiga xukuu madda iyo ganacsatada.

Sidoo kale wuxuu xoghayaha bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay ganacsatadu ku lee dahay kobaca dhaqan dhaqaale iyo bulsho ee dalka.

Ugu dambeyntiina kulanka waxaa soo xiray wasiir ku-xigeenka caafimaadka Xildhibaan Maxa med Bulaale, kaasi oo ganacsatada ku booriyay inay wada-shaqeyn dhaw la yeesh aan dowlada si hormar ballaaran loo gaaro

Mashruuc si Samafal ah arraga loogu fiiqayo boqolaal qof oo ka socda Isbitaalka Dalmar

Isbitaalka taqasusiga & tacliimiga ah ee DALMAR oo ku yaalla Magaalada Muqdisho ay aa waxaa si habsami leh uga socda howlo isugu jira, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo loo sameynayo boqolaal qof oo danyar ah.

Gudoomiyaha heyadda Al-Nur Foundation ah na agaasimaha Isbitaalka Dalmar Prof.Dr. C/ri saaq Axmed Dalmar ayaa sheegay in dadka ka faa’iideystay mashruucan samafalka ah ay bad ankood ka kala yimaadeen xeryaha barakacaya asha Muqdisho, aysana jirin wax lacag ah oo la ga qaaday.

"Isbitaalka Dalmar waxaa ka socda howlo is ugu jira, baaritaanno, daweyn iyo indho fiiqis s amafal ah oo soo socday illaa bishii hore, maalintii shan aadna lagu guda jiro howshii qali inka, dadka ka faa’iideystay waxaan ka soo kala xulnay xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla Mu qdisho iyo nawaa xigeeda sida degmooyinka Hodan, Wadajir, Garasb aaley, Dharkeynley, Heli waa, Kaaraan, Yaaqshiid, Ceel macaan, degaan ka Abaay dhaxan iyo dadka danyarta ah ee Isbi taalka yimaada oo aan ku darnay” ayuu yiri agaa simaha. Dr. Dalmar ayaa faahfaahin ka bixiyey sida uu socdo mashruucan samafalka ah iyo heyadaha iska kaashaday. "Wa xaa Mashruucan fulinaya heyadda Al Nuur Foun dation, iyadoo lagu fulinayo Isbitaalka Dal mar, wax aana nagala qeyb qaadanaya Jaamac ad da Be naadir, Isbitaalka Al Shifa Trust Eye Hos pital ee dalka Pakistan oo inoo soo diray dhaqaatiirta na gala shaqeynaya Mashruucan iyo hay’adda COMSTECH ee ifadhigeedu yahay dalka Pakistan.” ayuu yiri Prof. Dalmar.

Waxaa uu intaas ku daray in howshan sam afalka ah ay soo socotay muddo todobaadyo ah iyadoo dadka loo kala saarayey kuwa daaweyn u baahan iyo qaar uu qaliin u soo baxay, wuxuuna xusay in qaliinka indho fiiqista uu bilowday 2dii b ishan Maarso sanadka 2024, uuna socon doona illaa 10ka isla bishan Maarso.

"Waxaa mashruucan ka faa’iideystay dad gaa raya 5,680 oo loo sameeyey baaritaan Okiya ale iyo daweyn bilaash ah, welina wey socotaa, iya doo qaliin dhinaca Indhaha uu u soo baxay illaa 520 qof, kuwaasoo qeyb ka mid ah loo sameeyey, qeyb aha kalena maalmaha soo so cda ayaa indhaha loo fiiqi doonaa,” ayuu intaa ku daray Dr. Dalmar.

Waxaa uu sheegay in Qaliinkan socda uu yah ay mid casri ah oo indhaha aan la toleyn, lana dhaqaayo isla markaana uu yahay nooca qofka marka qaliinka la dhameeyo uu horey ka socona ayo wuxuuna tilmaamay in si weyn loogu guuley stay.

Agaasimaha Al-Nuur Foundation Dr. Dalmar ayaa xusay in mashaariicdan noocan ah ee sam afalka ah ay soo wadeen muddo ku dhow 20 sa na dood, ayna ka faa’iideysteen kumanaan qof isagoo u mahad celiyey dhamnaan heyadaha ka qeyb qaadanaya mashruucan, shaqaalaha Isbita alka Dalmar iyo intii kale ee gacanta ka geysatay fudu deynta iyo taaba gelinta howshan samafalka ah.

Dr Abdirashid oo ka tirsan dhaqaatiirta ka socota dalka Pakistan ee fulinayey mashruucan ayaa sheegay in Somalia ay ka mid tahay dal alka ugu badan caalamka ee indha la’aantu ay ka jirto sidaas awgeedna ay u doorteen iney ka qeyb qaataan fuli nta mashaariicda noocan ah, is agoo ka mahad celiyey sida isaga iyo kooxda la socota loogu soo dhoweeyey Magaalada Muq disho.

Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah iyo kuwa danyarta ah ee sida bilaashka ah uga faa’iid eystay mashruucan samafalka ah ayaa sheegay in loo sameeyey daweyn iyo qaliimo ay u baahna ayeen indhahooda, aysana jirin wax qarash ah oo laga qaaday, iyagoo u mahad celiy ey maamulka isbitaalka Dalmar iyo heyadihii kale ee gacanta ka geystay howshan.

Mashquul fara badan ayaa maalmahan laga dareemayaa Isbitaalka Dalmar iyadoo ay soo buuxiyeen dad u badan kuwo da’ah oo isugu ji ray rag iyo haween kuwaasoo loo sameynayey qaliimo bilaash ah, iyadoo shaqaalaha isbitaalka na ay wadeen howlo ay ku baxnaaninayaan buk aanada indhaha loo qalo iyo kuwa loo diyaar inayo qaliinka intaba.

Ninkii Mareykanka ku dilay Imaam Sh.Max amed Xasan oo la xukumay

Ninkii laba sano ka hor dilay Imaamkii Masjid ka Columbus Sheekh Maxamed Xasan ayaala xuku may kadib maxkamadeyntiisii ugu danbeys ay oo Dorraad ahayd.

Maxkamad ku taalla Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareynakka ayaa ninka an gacan ku dhiiglaha oo ah nin Cadaan Mar eykan ah waxay ku xukuntay 73-78 sanno oo xa rig ah taasoo la micno ah xabsi daa’in camal ma daama uu hada 48 jir yahay. Jaaliyada Soomaal iyeed ee Magaalada Columbus ee Dalka Mar eykanka ayaa gacan weyn ka gaystay guusha la ga gaaray gacan ku dhiiglaha oo Dorraad ahayd Maxkama deyntiisii ugu danbeysay.

"waxaan u duceyneynaa shiikh Maxamed Xas an oo gaal beej qab ah uu dilay laba sano ka hor”ayuu yiri mid ka mida jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Columbus ee Dalka Mareyanka oo warbaahinta la hadlaayay.

Qaar mida ah caruurtiisa iyo ehaladiisa kale ayaa warbaahinta la hadleen xukunka kadib iya goo muujiyay sida ay ugu faracsan yihiin.

Waxaa la yaab lahayd markii gaalka dilka ga ystay uu dalbaday in la cafiyo isagoo raali gelina bixiyay xili uu la hadlaayay qoyska shiikha iyo guud ahaan jaaliyada Soomaalida.

Dhanka kale waxaa isna 5-tii bishaan lagu xu kumay 26 sano nin kale oo gacan ku dhiiglaha ku caawiyay dilka sheekha. Allaha u naxariistee Shekh Maxamed Xasan ayaa ahaa imaamka Ma sjid ku yaalla magaalada Clombus ayaa la dilay bishii December ee sanadkii 2021-kii.

Itoobiya oo ka fikiraysa in ay ka noqoto qor shaha aqoonsiga Somaliland kadib cadaa dis caalami ah

Wargayska Bloomberg ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa sheegay in Itoobiya ay qorsh aynayso in ay ka laabato qorshaha aqoonsiga Somaliland si loo hagaajiyo xidh iidh ka ay la leedahay Soomaaliya.

Warbixin lagu daabacay war gayska ayaa lagu sheegay in Itoo biya ay rabto in ay heshiiska ka saa rto qodobka aqoonsiga Somaliland, oo ku jiray heshiiska ay mudada 50 ka sanno ah Somaliland kaga kiraysanayso saldhig millateri oo badda ah.

Wargayska waxa lagu sheegay in saraakiil diiday in magacooda la sheego aysheegeen in Madaxw eynaha dalka Kenya William Ruto, uu Raysal Wasaaraha Itoobiya kula taliyay in uu hes hiiska ka saaro qodobka aqoonsiga si loo daba qabto xidhii dhka Soomaaliya iyo Itoobiya ee sii xumaanaya.

"Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa si gaar ah ugu sheegay saraakiil ajinabi ah in laga yaabo in dalka Itoobiya uu raali ka yahay in uu ka tanaasulo qorshaha aqoonsiga Somaliland," ayaa lagu yidhi warbixinta wargayska Bloom berg.

Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka cadhaysiiyay dowlada Soomaaliya iyada oo dowlado iyo ururo badan oo caalami ahina ay ku baaqeen in la ilaaliyo madaxbannaanida Soom aaliya.

Hadaba, dowlada Itoobiya ayaa marar badan sheegtay in ay fulinayso heshiiska, iyada oo Somal iland dhankeeda ay ku mashq uulsantahay diyaa rinta heshiiska rasmiga ah

Soomaaliya oo faah faahisay heshiiska ba arista shidaalka oo ay la gashay Turkiga

Dawladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay inay kala saxiixdeen heshiis shidaal looga baadhayo Soomaaliya – bad iyo berriba. Heshiis kan ayaa looga dhowaaqay dalka Turkiga halkaasi oo ay ku kala saxiixdeen wasiirra da shidaalka iyo tamarta iyo khayraadka ee labada waddan Cabdirisa aq Cumar Maxamed iyo Alparslan Bayraktar.

Heshiiskan ayaa qayb ka ah heshiiskii Iska ahsiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee bishii hore ay wada saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Xukuu madda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxa med ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay he shiiska cusub oo ay kala saxiixdeen dowlad aha Soomaliya iyo Turkiga.

Xoghayaha QM oo baaq u diray taliyayaa sha ku dagaalaya Sudan

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant onio Guterres ayaa ku baaqay Khamiistii in la gaadho heshiis xabbad-joojin ah ay gaadh aan dhinacyada ku dagaalamaya Sudan, bi sha Ra madan ee barakaysan awgeed, isaga oo sheegay in la joogo xilligii ay Janaraalada ku dagaalamaya dalkaasi ay hubka dhigi lah aayeen, xilli dalkaasi uu cagaha la galay masi ibo bini’aad animo.

"Waxaan ugu baaqayaa dhinacya da ku dagaalamaya Sudan inay ixtir aamaan bisha Ramadaan ee barakaysan, isla markaana ay dag aalka joojiyaan” ayuu yidhi Guterres oo ha dal ka jeediyey shir ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeesheen xaala dda bini’aadanimo ee Sudan.

Xoghayaha ayaa intaas ku sii daray in midn imada dalkaasi ay halis ku jirto, iyada oo laga cabsi qabo in dagaalada ka socda dalkaa si inay xasil ooni darro u keenaan gobolka.

Dagaalka Sudaan ayaa qarxay bishii April ee sannadkii hore, ka dib markii ay isku dhaceen Taliyaha ciidamada Sudan, General Abdel Fattah Burhan iyo Mohamed Hamdan Dagalo oo isna maa mula ciidamada sida gaar ka ah u tababaran ee RFS.

Dagaalka Gaza oo laga cabsi qabo inuu gal aafto mustaqbalka Madaxweyne Biden

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wajahaya cadaadiskii ugu darnaa ee mu staqbalkiisa soo food saa ray, ka dib markii uu lumiyey qayb muhiim ah oo ka tirsan dadka see skiis siyaasadeed dhigay oo ay ku kala dhinteen mowqifka adag ee uu ka istaagey dagaalka Qasa.

Madaxweyne Biden aya la soo baxay mayal adeyg iyo miiggaganaan aan looga baran ma da xda Mareykanka, ka dib markii uu ku gacan saryaray talooyin iyo codsiyo uga imaaanayey taa geereyaasha Xisbiga Dimuqraadiga oo doonayey in uu ka shaqeeyo sidii loo baajin lahaa masiibda bini’aadamnimo ee ka dhacd ay marinka Qasa.

Mr. Biden oo si furcaddi ah ula saftay Israa ’iil ayaa diidey in uu dheg jalaq u siiyo cadaa dis aan kala go’ lahayn oo loog dalbanayey in uu taageero go’aaamada Golaha Ammaanka iyo kan guud ee Qaramada Midoobey si xabad da loo joojiyo. Wuxuuna taas beddelkeed ku hagoogtay Bajamin Natanyahu is xukuumaddi isa oo ay ku badan yihiin kooxaha xagjirka ah.

Go’aanka Madaxweyne Biden ayaa ku so aadey xilli xasaasi ah oo ay qarka u saaran ta hay doorasho aad loogu loollamayo oo uu kula jiro ninkii uu kursiga ka ritey oo doonayo in uu markiisa gambarka la geddiyo. Sidaas darte ed, Biden ma awoodo in uu lumiyo taageerada xisbiga gudihiisa.

Laakiin dadka siyaasadda Mareykanka odo rosa ayaa qaba in odayga uu gacantiisa isku toogtay markii uu baciidsaday qayb muhiim ah oo ka mid ah dadkii talada u dhiibey. Gaar ah aan wuxuu lumiyey kalsoonid Muslimiinta Mar eykanka iyo dadyowga kale ee qunyar-soco dka ah oo u arkay in ay codkoodi eedeen, wax ayna wacad ku mareen in ay sanduuqa codb xinta uga aarsan doonaan.

Joe Biden waxaa waa cusub ku baryey mar kii malaayiin codbixiyeyal ah oo uu ku xisaab tamayey codkooda u diideen islamarkaana far waa weyn ugu dhigay in uusan codkooda ku tashan.

Madxweyne Biden oo Habeen hore khudbad sann adeedkii ugu dambeysey muddo xileedkiisan Habeen hore u jeediyey dadweynaha Mareykanka ay ey walaac ka muujiyey aayaha dalka, wuxu una billaabay in uu dadka ku beer dulucsado halis ku soo foolleh hab nololeedkooda dimuqr aadiga ah. Taas oo loo fasirtay qaylo dhaan naf-la-caari ah oo u uku doonayo in uu caano daatay dabadood qabto. Xigasho: BBC

David Cameron oo sheegay in Xulafada Israel uu haatan ka sii dhamaanayo dulqaadka

Waxaa Arbacadi Dorraad sii xoogeystay dad aalka loogu jiro sidii Marinka Gaza loo gelin lahaa gargaarka bani’aadannimo ee sida aad ka ah ay ugu baahanyihiin dadka gaajada dart eed u go’i rabo ee reer Gaza.

Midowga Yurub ayaa kordhiyay cadaadis ka uu ku saarayo Israil in ay qaaddo xayiraad aha gargaarka bani’aadannimo. Dalalka reer Yurub ayaa isku dayaya in ay abuuraan dariiq sii maraya badda oo kasoo billaabanaya Qu brus kuna dhammaanaya Gaza, kaas oo lasoo marin doono gargaar bani’aadannimo.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Britain David Cameron ayaa isna Arbacadi sheegay, in xuluf ada Isra’il ay sii luminayaan dul-qaadka.

Koofur Africa oo horay Isra’il uga dacwey say Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaa ladda kuna eedeysay xasuuq ka dhan ah dadka Gaza, ayaa Arbacadi ka codsatay Maxk amaddaasi in ku amarto Israil in Gaza la geliyo gargaar bani’aadannimo si looga horta go macluul iyo gaajo.

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ugu yaraan 576,000 oo qof oo ku nool Gaza, oo ah rubuc ka mid ah dadka ku nool Marinka Gaza ay qarka u saaran yihiin macluul.

Macalin wax ka dhiga Jaamacad oo toogtay mid ka mid ardaydiisa

Macallin dhigayey Jaamacad laga barto ca afimaadka oo ku taal dalka Bangladesh ayaa la xiray, maalmo ka dib markii uu xabad ku dhuftay arday imtixaan u fadhiyey.

Dhacdadan oo ka dhacday magaalada Sira jganj ee waqooyiga galbeed ee Bangladesh ayaa aad loola anfariirey markii la ogaadey in booliska ay ku qaadatay labo maalmood in ay xiraan ninka falka geystey.

Raihan Sharif ayaa la xiray, dabeedna shaq ada laga joojiyey markii ardaydii jaamacaddu ay ku dhaqaaqeen mudaharaad looga soo horj eedo weerarka lagu dhawacay saaxiibkood.

Macluumaad dheeri ah lagama hayo sabab ta ka dambeysey dhacdan iyadoo ardayga dhaawacana uu isbitaal jiifo, macalinkana uu xabsi ku jiriWarbaahinta gudaha ayaa magaca dhib banaha ku sheegtay Arafat Amiin Tomal oo 23 jir ah, kaasoo hadda ka soo kabanaya dhaaw ac ka so gaarey jilibka.

Macallin Shariif ayaa wuxuu qori la soo gal ay fasal ay fadhiyeen 45 arday, ka dibna wux uu xab ad ku ridey ardayga dhaawacmay. Nas iib wanaag qaar ardayda ka mid ah ayaa mac allinka isku du ubay oo qol ku soo xiray, ka hor intii aan booliska loo yeerin. Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Waiirra da Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyay magaca abi sta Guddoomiyaha Bangiga Hor umarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya iyo Aga asimaha G uud ee Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya.

Goob ay ku shirayeen Madaxweyne & Ra’i sul Wasaare caan ah oo la duqeeyey

Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac sababay ay aa ka dhacay magaa lada Odesa ee koonf urta dalka Ukraine, xilli uu madaxweynaha d alkaasi Volodymyr Zelensky uu ku la kulmayay ra’iisul wasaaraha Giriiga Kyriakos Mitsotakis. Ciidamada badda ee Ukraine ayaa sheegay in shan qof ay dhinteen. lama soo sheegin cid ka tirsan labada wafdi oo wax ku noqday.

    Mitsotakis ayaa sheegay in labadooduba ay maqleen dhawaqa seeriga iyo qaraxyada.

Ruushku waxa uu sheegay in uu bartilmaame edsaday goob lagu farsameeyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo dhinaca badda ah oo ku taalla meel ganacsi oo ku taal magaala daas intii uu soc day weerarkaas.

Madaxweyne Zelensky ayaa ku eedeeyay Ruus hka "in aysan dan ka lahayn cidda ay be egsa nayaan”, isagoo sheegay in Moscow ay "ama waala tay ama aysan xakameynin waxa ay sameynayaan ciidankooda argagixisada ah”.

Intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo ay si wa da jir ah u qabteen ra’iisul wasaaraha Giriiga ayaa yiri "waxaan maqalnay dhawaqa seeriga iyo qaraxyo ka dhacay meel noo dhow, ma aa nan helin waqti aan ku gaarno gabbaad”.

Weriyaha CNN: "Waxaan indhahayga ku arkay taangiyada Israel oo shacab leynaya”

https://i0.wp.com/www.allbanaadir.org/wp-content/uploads/2024/03/Capturehjjj.jpg?resize=100%2C70&ssl=1Ciidamada Israel ayaa rasaas ku furay shacab ku sugnaa magaalada Gaza waxaana ka dhashay khasaare xoogan, iyadoo dadka dha awacmay uu ku jiro weriye ka tirsan Telefishin ka CNN ee dalka Mareykanka.

Saxafiga Khader Al Za’anoun ayaa u shee gay CNN Khamiistii in uu indhihiisa ku arkay taangiyada Israa’iil oo rasaas ku furaya dad ra yid ah oo isugu soo baxay hare eraha Isbitaa lka Kuwaiti ee xaafadda Zaytuun ee magaal ada Gaza.

Al Za’anoun ayaa sheegay in uu dhaawac ka soo gaaray wajiga, gacanta midig iyo dheg ta midig.

Al-Za’anoun, oo si joogto ah ula shaqeeya CNN, ayaa sheegay in koox rayid ah ay isu soo baxeen kuwaasoo sugayay gawaari gar gaar oo ka yimid koonfurta Gaza oo ku sug naa waddada Salah Eddin saacadihii hore ee Khamiista.

Abaaro 1-dii Saqdii dhexe ee Dorraad ayuu sheegay in Taangiyada Israa’iil ay bilaabeen duqe ymo ay ku garaacayeen goobtaasi, waxa ana goobta isaga cararay dad badan oo sugay ay gawa arida gargaarka.

Wax yar ka dib rasaasta Israel, waxaa yim id afar baabuur oo gargaar siday, ayuu yidhi. Waxa uu sugayay imaatinka baabuurta xamu ulka ah isaga iyo caruurtiisa.

Al Za’anoun ayaa fuulay mid ka mid ah baa buurta xamuulka si uu u soo qaato jawaan bur ah si uu qoyskiisa ugu geeyo hase ahaa tee taangiyada Israa’iil ayuu sheegay iney billaabe en in ay rasaas kale furaan, waxaana la toogt ay isagoo isku daya ya inuu baxsado. Waxaa loola cararay cusbitaalka, wax gargaar ahna wuu waayay sida uu sheegay.

Maamulka Puntland oo Amarro kasoo saaray Amniga Magaalada Garoowe

Taliyaha ciidanka Booliska Maamulka Punt land Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa ka qayb galay shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey xooj inta Amniga caasimadda Puntland ee Garoowe, shirkaasi ayaana ka qabsoo may xarunta Gobolka Nugaal

Shirka oo qaatay saaca do badan ayaa waxaa lagu gorfeeyey xaaladihii amni iyo falalka soo noqnoqday ee ka dhacay magaal ada Garoowe, kuwaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac gaaray dad shacab ah.

Shirka ayaa markii uu soo dhammaaday ayaa waxaa laga soo saaray Amaro dhowr ah oo ay kamid yihiin in hub ka dhigis lagu sameeyo dhamaan cidkasta oo wadata hubka sharci-darada ah, isla markaana la joojiyo howlaha nabadgalyada caasimadda Garoowe.Saraakiisha ciidanka Booli ska Puntland, mas’uuliyiinta degmada Garoow e iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay shirka, waxaana Amarada laga soo saaray ay kala yihin

1-In hub ka dhigis lagu sameeyo dhamaan cidka sta oo wadata hubka sharci-darada ah.

Ruushka oo ku hanjabay tallaabo ka dhan Mareykanka

Dowladda Ruushka ayaa u yeertay safiirka Mara ykanka u jooga magaalada Moscow, wa xayna ku hanjabtay inay dalkeeda ka eryi doo nto diblumaa siyiinta Maraykanka ah si ay uga mudaaharaadaan wax ay ku sheegeen far age linta Washington ee arrimaha gudaha.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu eedeeyay Mareyk an ka in uu maalgeliyo kooxaha aan faa’iido do onka ahayn ee Ruushka ka soo horjeeda iyo faafinta warar been abuur ah ka hor doorasha diisa madaxtinimo ee dhammaadka bishan.

Danjire Lynne Tracy oo ah safiirka Marey kanka ee Ruushka weli kama hadlin arrintaan.

Safiirka Mareykanka u fadhisa Ruushka waxay ka mid ahayd dhowr dublamaasiyiin ajn abi ah oo ka qaybgalay aaska Moscow ee ho ggaamiyihii mu caaradka Alexei Navalny oo xabsiga ku geeriyoo day.

Dhinaca kale, Wakaaladaha wararka ee Ru ush ka ayaa sheegay in ciidamada amniga gud aha ay dileen dhowr maleeshiyaad ah oo ka tir san kooxda isku magacawda Dawladda Isla amka, kuwaas oo la sheegay in ay doonayeen in ay weeraraan kaniisada Moscow.

Wararka ayaa sheegaya in kooxda IS ee saldhi geedu ahaa Kaluga oo koonfur galbeed kaga bee gan magaalada Moscow ay soo dirt ay daga alyahanada lagu dilay gudaha Ruu shka.

Xubnaha la dilay waxaa la sheegay inay ka soo jeedaan dalka Afgaanistaan, waxayna is ku dayeen inay iska caabiyaan in la xiro, ka dibna waxaa loo toogtay si toos ah.

Wakaaladda wararka Ruushka ee TASS ayaa sidoo kale sheegtay in la helay hub, rasa as iyo qalab lagu sameeyo bambooyinka oo kooxdaas u keydsanaa.

Madaxweynihii Hore Ee Honduras Oo Lagu Helay Dambi Ka Ganacsiga Daroogada

Madaxweynihii hore ee dalka Honduras, Ju an Orlando Hernández, ayaa maxkamad feder aal ah oo ku taal dalka Mareykanka waxa ay ku heshay eedeymo la xiriira ka gan acsiga dar oogada.

Hernández ayaa lagu helay danbi ah inuu maleegayay inuu daroogada kookayn soo gel iyo Maraykanka, uuna haystay qalab wax burb uriya oo ay ku jiraan qoryaha darandooriga u dhaca. Dacwad oogaya asha ayaa sheegay in madaxwaynihii hore uu Hond uras u maamuli ji ray daroogada, isaga oo ilaalin jiray oo la aluush ka qaadanaya kuwa daroogada ka ganacsada.

Hernández ayaa hadda wajahaya xabsi da a’in. Hase yeeshee wuu dafiray in uu wax kha lad ah sa meeyay, waxa uuna diiday in uu wax dambi ah galay. Hernández wuxuu ahaa mad axweynaha Honduras laga bilaabo 2014 ilaa 2022, isagoo u shaqeynayay laba xilli oo isku xigta. Waxa uu markii uu tartamayey uu she egay inuu yahay nin sharci iyo nidaamka ilaa linaya oo ballan qaaday in uu wax ka qaban doono dambiyada la xiriira daroog ada ee dal ka. Taa baddalkeeda, dacwad oogayaa sha ay aa ku eedeeyay inuu la shaqeynayo qaar ka mid ah kuwa ugu caansan ee ka ganacsada ma andooriyaha.

Madaxweynihii hore ee Honduras ayaa loo gacan geliyey Ciidamada Maraykanka waxaa na la xiray sanadkii 2022dii si uu u wajaho eedeymo federaal ah gudaha Mareykanka.

Baarashuut siday sahay gargaar oo 5 qof ku dilay waqooyiga Gaza

Shan qof ayaa ku dhintay Jimcihii, dhowr kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii baarashuut uu ku fashilmay in gargaarka bani’aadantinimo ee xagga hawada looga soo daadinayo dadka Gaza uu si caadi ah ugu soo dhaco dhulka.

Baarashuut-ka oo waday xirmo gargaar ayaa la sheegay inaanay u bixin dallaayadda lagu boodo ee nooceeda rarka loo adeeg sado, taas oo keentay in xirmada gargaar ay si kha ldan ugu soo dhacdo goob ay isugu soo baxeen dad ku sugnaa waqooyiga Gaza, oo doonayay in kaalmadaasi bani’aa danti nimo ay qaataan.

Diyaaradaha militariga ee dalalka gobolka iyo kuwa reer galbeedka qaarkood ayaa maalmihii ugu dambeysay xagga cirka gargaar uga daadinayay d adka ku nool waqooyiga Gaza, iyagoo adeegsan aya baarashuutyo, si sahayda gargaarka oo aan burburin ay dadka u gaarto. "Shan qof ayaa dhintay, ka dib markii hal baarashuut uu ku guuld areystay in xirmada gargaar uu si nabada ku soo gaarsiiyo dhulka. Xirmada ayaa Jimcihii ku soo duldhacday dadkii gargaarka doonayay.” Ayay ku warantay Wasaaradda Caafimaadka Gaza.

Xafiiska Warbaahinta Xamaas ayaa wax aan faa’iido lahayn ku tilmaamay gargaarka bani’aada ntinimo ee cirka, iyagoona ku baaqay in la ogol aado in gargaarka uu si nabdoon ku soo maro dhin aca dhulka.

Ma cadda cidda ku lugta leh shilka. Mareykanka, Jordan, Masar, Faransiiska, Netherlands iyo Belgi um ayaa maalmihii la soo dhaafay gargaarka ku daadinayay waqooyiga Gaza, iyadoo ay dunida ka walaacsan tahay khatarta macluusha ee ka jirta dhulka go’doonsan. Boqortooyada Jordan ayaa iska fogeysay in diyaarad laga leeyahay dalkaasi ay ku lug lahayd dhacdadaasi.

Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka ayaa xaqiijiyay in Mareykanka iyo Jordan ay mar kale Jimcihii iska kaashadeen gargaar ay si wadajir ah xagga cirka uga daadinayeen dadka reer Gaza. Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka, General Patrick Ryder ayaa sheegay in diyaaradahooda aysan ku lug lahayn shilka ay dadka ku dhinteen.

"Waxaanu xaqiijinay in dhammaan xirmooyinkee nna gargaarka ay si nabad ah ugu soo dhaceen dhulka.” Ayuu yiri General Patrick Ryder. Qarama da Midoobey ayaa sheegtay in rubac ka mid ah 2.3 milyan oo qof oo ku nool Marinka Gaza ay qarka u saaran yihiin macluul, carruurtuna ay gaajo u dhimanayaan.

Dhacdadan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay ee dad ku dhintaan, tan iyo markii diyaaradaha ay bilaabeen in xagga hawada ay gargaarka ku gaar siiyaan shacabka ay nuglee yeen weerarada baahs an ee Ciidama da Israel. Tani ayaa sidoo kale ima anaysa, xilli Madaxweyne Joe Biden uu Khamiistii sheegay in Ciidamada Mareykanka ay deked macmal ah ka sameyanayaan Xeebaha Gaza ee Badda Mediterranean-ka.

Madaxweyne Biden ayaa sheegay in dekedda ku-meel-gaarka ah ay halkaasi uga dhisayaan, si loo ga dejiyo sahayda gargaar, isagoo intaasi ku dar ay in dekeddu ay kordhin doonto garagarka gelaya Gaza.

Biden ayaa xaqiijiyay in Militariga Mareyka nka aysan degi doonin amaba fariisimo ka sa meysan doonin goobta dekedda laga dhisayo..

Waxa uu xusay Mudane Xamsa in Boolisku uu yahay isha laga arko dal horumarkiisa iyo caddaala ddiisa, si taas loo xaqiijinaya ay muhiim tahay in la tayeeyo booliska iyo cadda aladda dalka oo ah labo qeybood oo iskabaya.

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeerey qeyba ha kala duwan ee uu ka kooban yahay dhism aha cus ub, ayaa uga mahadceliyey Taliska Ciidanka Bool iska Soomaaliyeed iyo hey’adihii gacanta ka geystay hirgelinta dhismaha cusub ee loo sameey ey Hey’adda Baarista Danbiya da ee C.I.D.

Ciidanka Soomaaliya oo wacdaro cajiib ah ka dhigay dhoolatus dibadda

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, ga ar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Ku maandooska Danab ayaa Dorraad dhoo latus cajiib ah oo ay ka qayb-galeen waddamo badan kusoo bandhigay dalka Kenya.

Intaii uu socday dhoolatuska ayaa ciidama da Soomaaliya waxa ay wacdaro ka dhigeen goobta, sida ay muujinayaan muuqaalo iyo sawirro ay heshay warbaahinta.

Diyaarinta ciidamadan ayaa waxaa si gaar ah isugu howlay taliyaha guutada 16-aad kuu maand ooska Danab Gaashaanle Caydaruus Maxamed Xuseen oo kaashanaya taliye xige enkiisa Gaashaa nle Maxamed Sheekh Axmed iyo saraakiisha kale ee ciidanka Danab.

Sidoo kale waxaa dhoolatuskan ka qayb-galay ciidamo ka socday dalalka gobolka sida Kenya ,Tanzania iyo Uganda.

Bandhiga ay sameeyeen ciidamada Xoog ga dalka ayaa muujinaya isbeddellada malat ari ee ay haatan ku tallaabsaneyso Soomaali ya oo hadda kasoo kabaneyso burbur xoogan, waxaana hogga anka u haya dhalinyaro sanad ihii dambe loo soo tababaray Soomaaliya.

Waa markii markii ugu horreysay burburka ka dib oo Soomaaliya dalka dibaddiisa uga qayb-gashay dhoolatus ciidan oo weyn, sida uu horay u shaaciyay Taliyaha Ciidamada Xoo gga dalka Sar reeya Gaas Ibraahim Sheekh Muxyidiin oo la dard aaramaya ciidamada Danab.

"Waa markii ugu horreysay ee aan ka qay b-galeyno carbis milatari oo ka dhacaya dalka dib



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip