HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 6-DA MAARSO 2024-KA

0
Wednesday March 06, 2024 - 08:18:20 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 6-DA MAARSO 2024-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mada sha Isku-duwidda Horumarinta dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Md. Xa msa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Mad asha Is ku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo ban dhigayey guulaha ay Xukuumaddu xa qiijisay, ca qabadaha jira iyo talooyin ku saab san sidii la is ku waafajin lahaa qorsheyaasha Qaranka iyo ba rnaamijyada mudnaanta u leh Dowladda iyo saaxiibada caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay hey’adaha iyo deeqbixiyaasha in masha ariicda ay ka fuliyaan dalka ay noqdaan kuwo ra as umaal leh oo wax u taraya dadka Soomaali yeed, isaga oo hoosta ka xariiqay in hadda wixii ka danbeeya wadajir loo xisaabtami doono.

Md, Xamsa ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka hartay dunida 30-kii sano ee la soo dha afay, haatanna ay lagama maarmaan tahay in loo shaqeeyo si ka duwan kana xawaare bad an sidii hore, si loo xaqiijiyo guulaha la hiigs anayo.

Madasha waxaa ka soo qeyb-galay mas’uul iyiin kala duwan oo ka tirsan DFS, Dowlad gob oleedy ada xubnaha ka ah Dowladda Federa al ka ah), deeq-bixiyeyaasha, Qaramada Mido obay (UN), Ururrada Bulshada Rayidka ah, iyo marti-sharaf kale.

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka oo ka qaybgalay shirweynaha 8-aad ee midowga Baarlamaanka ururka Islaamka

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka Baarlamaanka JS Md. Cabdullaahi Cu mar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qaybgalay shirka 18-aad ee Midowga Baarlama anada URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA (PU IC) "Parliame ntary Union of the OIC Member St ates (PUIC)” Guddoomiyha waxaa shirkaan ku wahlinaya Xildhibaanada 2da Aqal ee Baarlama anka JFS Shirkan oo looga hadlayay Isbadalka Cimilada Aduunka ayaa waxa uu ka socdaa Magaalada abidjan ee Caasimadda Wadanka IVORY COAST

Intaas Kadib Guddomiyaha oo hadal koob an ka jeediyay shi raka ayaa kawar bixiyay xaalada Arrimaha Somaliya iyo sidoo kale heshiis beenaadkii ay galeen Itoobiya iyo Soo maaliland, isku dayga xad-gudbay Qaranima da, Madax-bannaanida iyo Midnimada JFS, waxuu na sheegay in Itoobiya ay jibisay inay ilaaliso xee rarka iyo mabaadiida deris-wana agga, ixtira am ka Madaxbanaanida dhuleed ee Dowladda Soomaaliya.

Gabagabadii shirka Midowga Baarlama anada Ururka Iskaashiga Islaamka (PUIC) ayaa lagu ca ddeeyay inay si buuxda u diideen heshiis been aadkii ay galeen Itoobiya iyo Soo maaliland, isku dayga lagu xad-gudbay Qarani mada, Madax-ba nnaanida iyo JFS, waxayna soo jeediyeen Itoob iya inay ilaaliso xeerarka iyo mabaadiida deris-wanaagga, ixtiraamka Madaxbanaanida dawlada ha, iyo in aan la faragelin arrimahooda gudaha si loo helo amni iyo xasilooni ka dhalata gobolka.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo kulan mi ra dhal ah la yeeshay wasiirka arrimaha dibad da Tanzania

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxii ska ee JFS Md. Daa’uud Aweys Jama ayaa M/Dares alam kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dib edda ee Jamhuuriyadda Tanzania, Md. January Makamba. 2da wasiir ayaa ka wadahadley xooji nta xiriirka iyo iskaashiga 2da dal iyo baahida loo qabo in la abuuro nidaam iskaashi oo dhinac yo badan leh. Md. Daa’uud Aweiys Wasiirka Warfa afinta Soomaaliya ayaa Dowladda Tanzania uga mahad celiyay doorka ay ka cayaartey ansixi nta xubinnimada Soomaaliya ee Urur Gobolee dka Iska ashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC, iyo tallaaba da ay ugu tanaasushey in So omaaliya ay noqoto xubinta keliya ee Bariga Afrika ka socda ee u tartamaysa kursiga aan joo gtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Tan zania, Md.January Makamba ayaa uga ma had celiyay Dowladda iyo Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamuud sida ay ugula tiiraan yoodeen geeridii Madaxweynihii hore ee Tanza nia Al Xaaji Sheikh Cali Xasan Mwinyi, wafdina u direen Tanzania sii uu uga qeybgalo aaska iyo tacsida hoggaamiyahaasi hore.

Md. Makamba ayaa sidoo kale Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalye eyay dhameystirka hannaanka ku biirista Urur Gobole edka Bariga Afrika (EAC), isagoo dhan ka kalena ballanqaadey in dowladdiisa ay gar ab istaagi do onto sidii ay Soomaaliya ula qabs an lahayd haw laha iyo adeegyada kala duwan ee EAC.

Waxaa sidoo kale uu Wasiirka Arrimaha Dibe dda ee Tanzania xusay in dowladdiisa ay si buux da u taageersan tahay qaranimada iyo madaxb anaanida dhuleed ee JFS.

2da Wasiir ayaa ugu dambeyn ku baaqey in la ga wada shaqeeyo xasiloonida gobolka, si diirad da loo saaro horumarka iyo haqabtirka adeegya da muhiimka ah ee shacabka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay xilal cusub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Md. Xa msa Cabdi Barre ayaa Dorraad u magaca abay Kamaaludiin Daahir Xasan Guut aale inuu noqdo Xoghayaha Joog tada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaar aha.

Md. Xamsa waxaa sidoo kale uu u magaca abay Cabdirisaaq Cali Ibraahim in uu noqdo Ku xigeenka Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska R/ Wasaaraha, iyadoo Mahad Maxamed Cumar uu u magacaabay inuu noqdo Agaasima ha Waaxda Habmaamuuska ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Mahad Salad & dhigiisa Richard Moore oo qodobo xasaasi ah ka wada hadlay

Agaasimaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sir doonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo boo qasho ku jooga dalka UK, ayaa la kulmay Agaasimaha Sirdoonka UK ee MI6 Richard Moore.

Labada masuul ayaa ka wa da hadlay xooji nta xiriirka iyo iskaashiga labada hey’adood, is-dhaafsiga xogaha, la dagaalanka Argagixi sa da iyo sidii ay u wadaagi lahaayeen khibra daha shaqo ee dhanka Sirdoonka.

Agaasimaha NISA ayaa horay safaro shaqo ugu tagay dalal dhowr ah, si uu u xooji yo xiriirka dibadda ee hey’adda la leedahay dalalka Caalamka.

Waxaa dalalkii uu tagay ka mid ahaa Mar eyk anka oo uu kula kulmay Agaasimaha CIA William J. Burns oo isna markiisa booqasho ku yimid Soomaaliya bishii Janaayo ee sanadkan 2024, isagoo la kulmay madaxweyne Xasan Shiikh iyo xubno kale.

Madaale oo qaaday tallaabo xasaasi ah oo la xiriirta doodda dastuurka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa Dorraad furay kulan ku saabsan soo jeedinta ku aadan dhamey stirka Dastuurka ee 4-ta cutub ee ugu horeeyso, kaasi oo ay ka doodayaan guddi uu dhawaan magacaabay guddoomiyaha gobolka

Guddigaan ayaa waxay sidoo kale ka shaqe yn doonaan soo diyaarinta xulashada ugu wanaa gsan ee ku haboon magaalo madaxda dalka ee Muqdisho, ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay maamulka gobolka.

Sidoo kale waxaa qora alka lagu sheegay in shaq ada guddigaan qeyb ka tahay in bulshada gobolka Banaadir loo bandhigo soo jeedinta ku aadan dhameystirka Dastuurka ee 4-ta cutub ee ugu horeeyo, si talooyinkooda ugu biiriyaan.

Natiijada ka soo baxdo doodaha farsamo ee guddigaani iyo talooyinka laga soo aruurin doono shacabka caasimadda ayaa lala wadaa gi doo naa guddiyada dastuurka iyo guddo onka labada Aqal, si ay ugu saleeyaan go’aan ka gaarista dhameystirka dastuurka.Arrintaan ayaa imaneys a xilli xasaasi ah, isla markaana ay dood xoogan ka taagan tahay dh ameystirka dastuurka oo uu ku howl an yahay baarlamaanka federaalka Soo maaliya.

Sidoo kale waxay kusoo aadeysa xilli uu mu ran xooggan ka taagan yahay arrimaha wax ka beddelka dastuurka, islamarkaan ay diidan yi hiin inta badan xubnaha mucaaradka oo ay ku jiraan madaxdii hore ee dalka.

Si kastaba, bishii May ee sanadkii hore ayay aheyd markii Golaha Wadatashiga Qar anka ku heshiiyeen in laga guuro nidaamka hadda jira, ayada oo meesha laga saarayo xil ka ra’iisul wasaaraha, si ay Soomaaliya markii ugu horreys ay u yeelato madaxweyne iyo ku-xigeen, waana mid kamid ah qodobbada ugu adag ee la isku hayo xilligaan meel-marintiisa.

Shaqadii shirkadaha diyaaradaha Soomaalida oo Dorraad xaniban

Xiisad ayaa ka dhex taagan garoonka diyaarada ha Adan Abdulle International Airport ee Magaal ada Muqdisho taasoo u dhexeysa Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida iyo Wasaarada gaadiid ka iyo duulista hawa da Xukuumada Som alia. Waxaa gabi ah aanbaDowladu Dorraad joojisay sha qadij shirkadaha diy aaradaha ee dalalka dibada iyo Gobolada u kala gooshi jirey. Sida ay noo xa qiiiiyeen shaqaalaha shirkad aha waxaa la isku haystaa lacag dheeraad ah Wasaarada gaadiid ku dul dhigtay shirkadaha.

Dhamaan waxaa garoonka Dorraad ku xaniban dadkii safri lahaa sida Kenya,jabu uti,dubai iyo Gobolada dalka kadib markii loo sheegay dadka safarka ah in dhanka dowlada ay shaqadu ka socon la’dahay.

Wararka kale oo arintaani la xiriira ayaa shee gaya in hada loo fadhiyo sidii loo xalin lahaa inka stoo laba mowqif oo adag lagu kala dhagan yah ay kuwaasoo kala ah wasaa5ada gaadiidka oo lacag dheeraada rabta iyo shirkadaha oo diidan.

Dhanka kale waxaa Dorraad si caadi ah u shaq eynaya shirkadaha banaanka laga leryahay sida Turkish Airweys ,Kenya Airweys ,Uganda Airwey s iyo kuwa kale,kaliya waxaa xaniban waa shirka daha Diyaaradaha Soomaalidu ay

sida Daallo,Freedom iyo kuwa kale.

Madaale oo shaqo joojin ku sameeyey dhowr gudoomiye degmo (Sababta)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale (Mad aale) ay aa shaqada ka joojiyay guddoom iyaal degmo uu ku jiro guddoom iyaha Dayniile oo hadda ku sug an magaalada Nairobi ee caasi madda dalka Kenya.

Gudoomiyeyaasha kale ee shaqada laga jooj iyey waxaa ka mid ah Boondheere, Shinga ani iyo Cabdicasiis.

Shaqo joojintan ayuu Madaale sabab uga dhi gay in guddoomiyaashan ay ka maqnaade en shir amniga looga hadlayay oo habeenno ka hor ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA SHAQO JOOJINTA

Dawladaha Soomaaliya iyo Hindi oo Heshi is is Afgarad ah gaaray

Wasiirka Arrimaha Gudaha XukuumaddaSo omaaliya Axmed Macalin Fiqii ayaa la kulm ay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu ho rkacayay Dr. Sureh Kumar oo ah Xogheyaha wa daagga ah ee Wasaarad da Arrimaha Dibadda ee dalka Hindiya.

Labadamas’uul ayaa ka wada hadlay iska ashiga 2da dal ee dhinacyada kala duwan iyada oo si gaar ah looga hadlay horu marrada ay ku til laabsatay Soomaaliya ee dhanka amniga iyo dhinacyada kale .

Kulankan oo ay sidoo kale qeyb ka ahaa ye en safiirka Soomaaliya ee dalka India Axmed Ca li Daahir iyo xubno ka socday was aaaradda arri maha dibadda Soomaaliya ayaa waxaa aad loo gu falanqeeyey dhibaatada muwaadiniinta Soom aaliyeed ay ku qabaan visaha dalka Hindiya oo ay u aadaan dalalka deriska.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Ax med Macallin ayaa ku baaqay adeegga visaha loo soo dhoweeyo muwaadiniinta Soom aaliyeed ee caafimaadka iyo waxbarashada dalkaas u aa da, loona keeno magaalada qun suliyad ay ka dalbadaan visaha.

RW Xamsa: Weli waxaan rajo ka qabnaa in Itoobiya ay ka noqon doonto heshiis beena adkii ay la gashay maamulka Soomaaliland

Ra’iisul Wasaaraha XFS , Xamsa Cabdi Ba rre ayaa sheegay in ay rajo ka qabaan in Itoobi ya ay ka laabato heshiis beenaa dkii ay la gashay hoggaanka ma amulka Soom aaliland, wuxuuna xusay in ay dana ynayso Sooma aliya nabad ku wada noolaasho. Md. Xamsa Cabdi Barre oo ka ha dlayay mad asha aragti wadaagga sanadlaha ah ee max adka cilmi barista Heritage ayaa intaa ku daray in ka dowlad ahaan marnaba aysan aqbalayn in lagu xad gudbo madax banna anida Soomaaiya.

Ra’iisul wasaare Xamse” Wali waxaan rajo ka qabnaa in Ethiopia ay ka noqo doonto MOU ga aan sharciga ahayn, anaga waxaa naga go’an in dariskeena aan kula noolaano Nabad laakiin ma aqbaleyno ku xadgudubka Madaxbanaanide ena”.

Md.Xamsa Cabdi Barre Ra’iisul Was aar aha XFS ayaa ku dheeraaday caqabadaha gobolka ka jira oo ay ka mid yihiin dhibaatooy inka koox ha argagixisada, abaaraha, daadad ka, taas oo ay kusoo biirtay damac shisheeye, taas oo looga bixi karo heshiis bulsho iyo xooji nta dowladnim ada.

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ergo oyinka joogtada ah ee Ururka OIC

Sii hayaha Ergeyga joogtada ah ee Soom aal iya u fadhiya xarunta Ururka OIC ee magaa lada Jidda, Cabdiraxiin Cusmaan Cilmi ayaa ka qayb galay shir aan caadi ahayn oo ay halkaasi ku ye esheen khubarada iyo Ergooy inka Ururka Iska ashiga Islaamka.

Kulankan ayaa waxa uu gogol-xaar u yahay shir kale oo ay yeelan doonaan Wasi irrada arrimaha dibedda ee dowladaha ku baho obay Ur urka, kaas oo looga hadlayo gabbood-fallada ay marinka Gaza ka geysanayso Isra’il.

Wasiirrda arrimaha dibedda ee waddama da ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka OIC ayaa la filayaa in ay ka doodaan tallaaba da ka ga aaddan macaluusha ka jirta Gaza iyo xasu uqa ba’an ee ay Isra’iil ku hayso shaca bka Falastiin.

Dowladda oo Shaacisay in 50-xubnood Al Shabaab looga dilay howlgal wali socda

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee Da nab oo garab ka helaya ciidanka daraawii shta Jubbaland ayaa maalintii afaraad oo xiriir ah howlgalo ka dhan ah Al Shabaab ka wada deeg aanno iyo tuulooyin katirsan gobolka Jubadda Hoose.

Howlgalkan ay ciidamada huw anta ah wada an ayaa Al Shab aab looga saaray deegaanno iyo tuulooyin ay horey u heesteen, waxaana howlgalka khasaaro badan lagu gaar siiyay dagaallamayaasha Al Shabaab.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabduiraxmaan Yuu suf Al Cadaa lada ayaa sheegay in howlgalka socda maalintii 4aad Al Shabaab looga dilay in ka badan 50-xu bnood sidoo kale nolosha lagu qabtay 20-xubnood oo kale.

”Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha Jubaland wa xa ay Maalintii 4aad oo xiriir ah Hawdka ku baac sanayaan Khawaarijta, 50 ka badan waa la dilay, 20 kale nolosha ayaa lagu qabtay, Dhul badanna waa laga sifeeyay,” ayuu yiri Al Cadaalada.

Howlgalka ka socda deegaannada maamul ka Jubbaland ayaa lagu doonayaa in Al Shab aab looga saaro deegaanno badan ay halka asi ka joogaan, waxaana howlgalkan imaana yaa xil li uu joogsaday howlgalladii ka socday

Somaliya oo 9 Xildhibaan & Hal Wasiir ku dar saneysa dalada dhaqaalaha ee bulshada EAC

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ay aa Dorraad si rasmi ah xubin uga noqotay Uru rka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afr ika(EAC), kad ib munaasabad ka dhacday ma gaalada Arusha ee wa qooyiga dalka Tanz ania.

Dalalka Bariga Afrika ee ku mideysan dala dda EAC ayaa waxa uu dal walbo ku leeyihiin ti ro xildhibaano ah iyo wasiir , kuwaa oo dowla dahooda ku matelaya daladdan dhowrka wad dan ku mideysan yihiin. Soomaaliya oo hadda si rasmi ah uga mid noqotay daladda Iskaash iga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika(EAC) ayaa laga rabaa in ay kusoo darsado daladdaasi 9-xildhi ba an oo ku mateli doona iyo sidoo kale hal wasiir oo isna shirarka daladda ka qeyb gala.

DFS ayaana la filayaa in ay magacawdo 9-ka xildhibaanka iyo wasiirka ku mateli doona dalad da EAC, waxaana muddo xileedka xildh ibaana daasi noqoneysaa shan sanno.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladiisa ayaa dedaal badan galiyay sidii ay Soomaali ya xubin rasmi ah uga noqon aheyd daladda Iskaa shiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, waxaa na dalad dan wax badan ka faa’iidi doona bul shada Soo maaliyeed ay ugu horreeyaan gana csata.

Qatar oo taageero Millateri siinaysa Dowla dda Soomaaliya

Wasiir ku xigenka Wasaaradda Gaasha andh igga XFS Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qadar kula kulmay R/Wasaare ku xigeenka ahna Was iiru dowlaha wasaaradda Gaashaan dhigga ee D/ Qadar Dr; Khalid bin Moha med al-Attiyah.

Kulanka labada mas’uul ayaa qayb ka ahaa in ka badan 70 do wladood oo lagu marti qaaday shir sanadeedka bandhigga difaaca badaha caalamiga ah ee Doxa (DIMDEX 2024) oo la qabtay san-kii 80-kii.

Wasiir ku xigenka W/Gaashaan dhigga XFS , Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Ra’iisul Was aare ku xigeenka ahna Wasiiru dowlaha wasaa radda Gaashaandhigga ee dowladda Qadar Dr; Khalid bin Mohamed al-Attiyah ayaa ka wada hadlay arrimo quseeya difaaca dalka iyo sidii loo horumarin lahaa xiriirka labada wasaaradood.

Tirada dhimashada cudurka daacuunka ee gudaha Somaliya oo kor u dhaaftay 37 qof sanadkan

Ilaa 37 qof ayaa u dhintay cudurka daacu un ka oo Soomaaliya ka dilaacay tan iyo bishii Jan aayo, taasoo muujineysa saamaynta cud urka, sida ay sheegtay wasaaradda caafi maa dka Soomaaliya.

Wasaaradda caafimaadka iyo adeegga bulshada ayaa sheegtay in ay sare u kac een kiisaska daacuunka, iya doo wadar ahaan la soo sheegay 3,365 xaala dood. "Laga soo bilaabo bishii Janaayo 2024, degmooyin dhowr ah oo Soomaaliya ka tirsan ay uu si weyn u saameeyay cudurka daacuun ka, degmada ugu badan ee laga soo sheegay waa Beledweyne, taasoo ka dhigan 604 xaaladood (18 boqolkiiba wadarta guud),” ayay wasaaraddu ku tiri warbixinteedii ugu dambeysay ee cudurra da faafa.Wasaaraddu waxay sheegtay in cud urka da acuunka ee ka dilaacay Soomaaliya ay sabab u tahay tirada sii kordhaysa ee dadka aan haysan biyo nadiif ah iyo nadaafad wanaa gsan.

Intaa waxaa dheer, dalka waxaa soo maray daadad ka dhashay El Nino, kaas oo saam eey ay in ka badan 2.5 milyan oo qof, taasoo keentay in 1.2 milyan oo qof ay ka barakacan guryahoda.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaa we oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxaweynaha Dowlad Goboleedka Hir shabeelle Cali Cabdullaahi Xus een (Cali Guu dlaawe) ayaa mag acaabid iyo isku-shaan dheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada Hirshabeelle. Mada xweynaha ayaa Wasaarado Cusub u magac aabay 5 wasiir, oo qaarkood horay uga tirsana ayeen Golaha Wasiirada Maamul kaasi.

Hindise sharciyeedka qaab-dhismeedka shirk adaha amni ee Hirshabelle oo la ansixiyay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirsha beelle Md.Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudla awe) ayaa Dorraad shir-guddoomiyay kulanka Go laha Wasiirrada , waxaana kulanka kala qeyb galay madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle.

Ugu horreyn xarunta shi rka waxaa lagu dhaariyay xubno cusub oo kamid no qday gola ha Wasiirrada Hi rshabeelle, kuwaa uu Habeen hore wareegto uu soo saa ray mu magacaabay ma daxweyne Cali Guu dlaawe.

Wasaarradaha Amniga, Arrimaha Guddaha iyo Xannaanada iyo Xoollaha ayaa laga dhag ey stay warbixino ku aadan xaaladdihii amni ee ugu dambeyay Dowladda Hirshabeelle, Shirw eyn ihii dhawaan ka dhacay magaalada Jow har iyo sida ay u socoto shaqadda Wasaarra da Xannaanada iyo Xoollaha.

Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka qaab-dhis meedka shirkaddaha amni ee gaarka loo leeyahay.

Ugu dambeyn madaxweynaha Hirshabee lle ayaa faray xubnaha Golaha Wasiirrada ina an fasax la geli karin bisha Ramadaan taas be ddel keeda in si adag loogu khidmeeyo shac abka Hirshabeelle.

Madaxweyne Biixi oo Daah-furay Shirweyn aha Dhaqaalaha Islaamiga ah ee Afrika

Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Bi ixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha 11-aad ee hab-xisaabeedka Islaamiga ah ee Afr ika (African Islamic Finance Summit) oo sann adkan 2024-ka ay marti-gelisay caasimadda Hargeysa.

Shirweynahan oo ay ka qaybgaleen madax ca alami ah oo ka socota in ka badan Dhawr iyo Toban oo dalalka caalamka ah oo ku xeel-dheer dhinaca maaliyadda iyo ganacsiga, hor muudka Hay’adda caymiska Somaliland, mad axda Ba anka dhexe eeSomaliland, hoggaan ka ururka ay ku midaysan yihiin Bangiyada So maliland, madax ka socota hay’adaha dhinaca maaliyadda oo ka socday dalalka Imaaraadka Carabta iyo Masar iyo khubaro kala duwan oo ka socotay ba ananka madaxa bannaan ee ka jira gudaha dal ka Somaliland, ayaa diiradda lagu saaray muhii madda ay leedahay inay Somaliland ka faa’iida ysato khibradda dhinaca maaliyadda iyo ganacs iga ah ee ay leeyihiin hay’adaha iyo khubarada caalamiga ah ee shirkan qaybta ka ahi.

Ugu horrayn, guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland, Md Cali Cabdilaahi Daa hir oo ha lkaas ka hadlay, ayaa si qoto dheer u shar raxay muhiimadda uu shirkani leeyahay iyo sida uu wax weyn uga tarayo kaalinta ay Baa nnanka Isl aamiga ahi ku leeyihiin horumarka iyo la dag aallanka Faqriga. Agaasimaha xaru nta Al-huda Islamic Banking and Economics, Mr. Muhamed Subeir Mughal iyo guddoomiya ha ururka ay ku bahaysan yihiin Baanka gu daha Somaliland, Md. Khaliif Cumar Nuur oo halkaas hadallo ka je ediyey, ayaa bogaadiy ey shirkan 11-aad ee lagu qabtay Hargeysa, waxana ay si cad u sheegeen inuu shirkani wax badan ka tari doono koboca dh aqaalaha Islaamiga ah ee ka jira gudaha Som aliland.

Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliy ad da, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa soo dhawe eyey wufuudda iyo khubarada caalamiga ah ee kasoo qaybgashay shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha Islaamiga ah, waxana uu xusay inay Somaliland u tahay fursad weyn.

Madaxweynaha Somaliland, Md.Muuse Biixi Cabdi oo shirka daah-furay, ayaa bogaadi yey shirkan muhiimka ah ee Somaliland nasi ibka u heshay, waxana uu si kal iyo laab ah u soo dhaweeyey khubarada caalamiga ah ee shirka uga soo safray dalalka kala duwan ee caalamka ah.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu am maanay dhammaanba bahda culuumta dha qaal aha ku xeesha dheer leh, isaga oo shee gay in qaranka iyo baananka kala duwan ee culuumta maaliyadda ka shaqeeyaa is garab taagan yihiin, waxana uu yidhi, "Waan ku amm aanayaa dham maan bahda dhaqaalaha ka shaqaysa, haddii ay tahay ta gaarka loo leeya hay iyo ta dawliga ahba, qaranku wuxuu garab taagan yahay Baan anka, Baanankuna waxa ay garab taagan yihiin qarankooda.” Hirshabelle iyo Galmudug.

Meydka Ganacsade Abuukar Kaabax oo lagu Aasay amar maxkamad – Maxaa socda?

Meydka Ganacsade Abuukar Axmed Kaab ax ayaa Dorraad lagu aasay magaalada Muqdi sho, kadib amar ka soo baxay maxka madda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Maxkamadda ayaa la sheeg ay in ehellada marxuumka ay ku amartay inay meydka aastaan, iyadoo loo xaqiijiyey in maalmaha soo so cdakiis ka dilkiisa ay maxkamaddu u fariisa doonto.

Toddooba qof oo shan askar tahay, isla mar kaana uu ku jiro taliyihii booliska degmada Heli waa Cabdifitaax Qoslaaye ayaa lagu wadaa in maxkamad lasoo taago maalmaha soo socda.

Raggaas ayaa loo heystaa inay dileen gan ac sade Abuukar Axmed Kaabax, kadib markii laga afduubtay gudaha degmada Heliwaa, ka dibna la gu dilay degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho.

Baaritaan culus ayaa ku socda ragga loo soo qabtay dilkaas, kuwaas oo isugu jira taliyihii sal dhigga, askar iyo labo nin oo la aaminsan yahay in arrimo ganacsi ay isku hayeen Abuukar.

Toddobaadkii 3-aad oo meydka marxuum ka uu qaboojiye ku jiray ayaa socday, balse waxaa Dorraad lagu aasay amar ka soo baxay maxkam adda ciidamada oo xaqiijisay in kiiskaan ay u fariisa doonto maalmaha soo socda.

B/4aad

Dhinaca kale, ehellada ganacsade Abuukar Kaabax ayaa Dorraad warbaahinta kula hadlay qabuurihii lagu aasay, iyagoo beeniyey in dilkii wiilkooda laga heshiiyey oo ay diyo qaateen.

Suldaan Daahir oo ka mid ah ehellada Allaha u naxariistee Abuukar Kaabax ayaa dadka So omaaliyeed u xaqiijiyey inay wiilkooda ku aast een amar ka soo baxay maxkamadda, isla marka ana aysan jirin wax gorgortan ah oo cadaaladda kiiskaas ay ka gelayaan.

Ehellada ayaa ku adkeysanaya in cadaala dda la marsiiyo ragga loo soo qabtay dilka wiilko odii, arrinta naxdinta leh waa in kiiska uu ku lug-yeeshay taliyihii booliska degmadii uu ku noolaa muqaadinka la dilay.

Maxkamadda G/Banaadir oo Maanta go' aan ka gaareysa kiiska ninka ku eedeysan inuu gubay Xaaskiisii

Maxkamadda G/Banaadir ayaa maanta oo Arbaco ah la filayaa iney go'aan kasoo saarto kii ska dacwada loo heysto Sayid cali Macalin Daa' uud oo ah nin ku eedeysan inuu Muqdisho ku gu bay Xaaskiisii. Kiiskaan ayaa lagu tilmaamay in uu yahay kiiskii ugu adkaa ee soo mara garsoor ka Soomaaliya, waxaana si weyn u daneynaya go'aanka ay Maxkamadda G/Banaadir ka soo sa aro doonto kiiskaan shacabka Somaliye ed.

Maxkamada G/Banaadir ayaa horay u mudeys ay in maanta oo Arbaco ah soo saari doonto go’ aanka xukunka kiiskaan.

Waxaa xusid mudan inaan wali la aasin meyd kii gabadha la gubay oo uu ku jiro mudo 30 cisho ka badan Firinjeer, kadib markii qoyska gabadha la gubay ay sheegeen in mar qura lawada aasi doono gabadhooda iyo ninka gubay.

Xukunka ay maanta kasoo saari doonto Max kamada G/Banaadir kiiskaan adag noocu noqda ba, waxaa kadib u furnaan doona labada dhinac iney qaadan karaan racfaan, taasoo ka dhigan haddii 2da qoys uu midkood racfaan qaato in kiis ka loo gudbin doono Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir

Gudoomiyihii gobolka Sh/dhexe oo xilka laga qaaday & mid kale oo la Magacaabay

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii G/Sh/Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa isla xilkaas u magacaabay Maxamuud Maxamed Nuur (Mas-dile)

Axmed Meyre Makaraan oo ah aa Gudoomiyihii ugu waqtiga dhee raa ee G/Sh/dhexe ayaa xilkaas hayay tan & san adkii 2016 xilligaasoo Cali Guudlaawe uu ahaa Madaxweyne kuxige enka Hirshabelle.

Hoos ka akhriso wareegtada xil ka qaadista oo aan lagu xusin sababta talaabadan ka dam beysay.

Dad ku dhintay labo diyaaradood oo isku dha cay

Shil diyaaradeed ayaa ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana ku dhintay labo qof oo kala ahaa arday duuliye ah iyo tab abarihiisa.

Diyaarad yar oo ay la socdeen labada qof ee geeriyootay ayaa ku dha cday diyaarad rakaab ah oo dul mareysay magaalada Nairobi.

Diyaaradda badbaaday waxaa la socday rak aab dhan 44 qof oo 5 ka mid ah ay yihiin shaq aalihii diyaaradda, waxaana iyagoo bad-qaba dib loogu celiyey garoonka diyaaradaha ee magaa lada Nairobi.

Diyaaradda burburtay waxaa lahaa Iskuul la gu barto duullimaadka, waxayna ku dhex burbu rtay Beerta Qaranka ee Nairobi, halkaas oo laga helay meydka labada qof iyo burburkii diyaara dda.

Diyaaradda rakaabka ee Safarilink ayaa dib ugu laabatay garoonka Wilson ee magaal ada Nairobi, waxaana la sheegay inay u soco tay ma gaalada xeebta ku taalla ee Diani oo isla dalka Kenya ka tirsan.

Duuliyaha nool ee waday labada diyaar ad ood ee isku dhacday midii rakaabka siday ee ba dbaaday ayaa ka sheekeeyey sida uu shilkaasi u dhacay, wuxuuna sheegay in diyaa radda uu wa day ay mar qura la kulantay "jug weyn” wax yar kadib markii ay ka kacday garoonka.

Diyaarada Cessna oo uu maamulo iskuulka duulimaadyada ee Ninety Nine ayaa ku burburtay beerta xaywaanada oo qiyaastii 10 KM u jirta garoonka ay ka kacday diyaaradda raka abka siday.

Hay’adda duulista rayidka ee Kenya ayaa qor aal ay soo saartay ku sheegtay in shilku uu dha cay abaare 10:05 xilliga maxalliga ah Talaadadii Dorraad, isla markaana ay socdaan baaritaano ku saabsan shilkaas.

Waaxda shilalka hawada iyo booliska ayaa qoraalka lagu sheegay inay bilaabeen baarita an ku saabsan sababta shilkaas galaafta nol osha labo qof iyo diyaarad yar oo laga lahaa iskuulka tababarada duulimaadyada Kenya.

Meta oo War ka soo saartay ciladii Habeen hore qabsatay bogaga Facebook & Instagram

Meta ayaa sheegtay in ay xalisay "arrin fars amo” taasoo sababtay in Facebook, Messen ger iyo Instagram ay hoos u dhacaan inkastoo ay ha dda hawada ku soo laabt een. Boqolaal kun oo isti cmaaleyaal adduunka oo dhan ah ayaa awoodi w aayey in ay galaan ku dhawaad laba saacadood Habeen hore.

Dadka isku dayaya in ay galaan mareegaha iyo apps-ka waxay helayeen farriimo khalad ah mana awoodin in ay wax ku daabacaan sidii caadiga ahayd.

Meta ayaa sidoo kale raaligelin ka bixisay dad kii ay waxyeeladu soo gaartay, iyadoo sheeg tay in ay xalisay dhibaatada sida ugu dhaqsaha bad an ee ay awooddo."Waan ka warqabnaa arrin saameynaysa Galitaanka Facebook. Kooxahaya da injineerni mada waxay si firfircoon u eegay aan si ay u xalliyaan arrinta sida ugu dhakhsaha badan ee suurtogalka ah, "bog ay Meta leedahay ayaa sidaas lagu yiri. Dhinaca kale, Wakaalada AP (Associated Press) ayaa sheegtay in sadax kamid ah xark aha isgaarsiinta ee mara Badda Cas kala go’ ku yimid kuwaasoo isku xirayay Internetka Africa-Asia-Europa waxayna arintaas saam eyn bal aaran ku yeelatay Facebook iyo Insta gram.

Wakaalada oo xiganeysa sadax masuul oo aysan magacaabin ayaa sheegtay in sadax ka mid ah xarkahaan internetka caalamka isku xira ay kala go’een, balse wakaalada ma shee gin cida masuulka ka ah arintaan.

Kala go’a ku yimid xarkaha internetka qaar ko od ayaa saameeyn ku yeeshay inuu joogs ado 25% xogaha isgaarsiinta caalamka isugu kala gu dbi jirtay, dhibaatada ugu wayn ayaana waxaa wajahay Facebook iyo Instagram ayadoo shirka da Meta oo ay labadaan barood qaybta ka yihiin sheegtay in arinta baaris ku sameyn doonto. Shir kada Meta ayaana waxaa saacadii lasoo dhafay gaaray 50,000 oo cab asho.

Waxaa la ogsoonyahay in kooxda Xuutiyii nta horay ugu hanjabeen hadaanan la joojinin guma adka lagu hayo shacabka Falastiin in ay jari do onaan isu socodka Internetka caalamka oo bad ankiisa maro Badda Cas halkaasoo Xuutiyiinta awood balaaran ku leeyihiin. Warar goor dambe soo baxaya ayaase dhankooda sheegaya in Xu utiyiinta arintaas beeniyeen, kaliyana ay beeg san doonaan Maraakiibta u adeegta Israaiil.

Si kastaba ha ahaatee dalalka dhaca Kha liij ka iyo Hindiya ayay saameynta ugu balaa ran ee arinkaan ku yeelatay, xarkaha go’ay ayayna dib u hagaajintooda qaadan doontaa mudo 8 todo baad una dhiganta 2 bilood.

Somaliya oo mar kale laga cabsi qabo inay wajahdo internet la’aan

Soomaaliya ayaa mar kale laga cabsi qa baa inay wajahdo internet kadib markii kooxda xuuti yiinta Yemen ay jareen fiilooyinka inter net-ka ee bada hoos mara .

Wararka ku saabsan tal aabada xuutiyiintu qaad een ayaa intaas ku dar aya inay xuutiyiin tu jareen saddex xarig oo ka mi da kuwa xam baara internetka kuwaas oo ho os mara badda cas.Jaritaanka internetka ayaa imaanaya xili weeraro ay ku qaadeen maraakiib maraysan marin biyoodkaas.

Cabsida Soomaalida soo wajaheysa ayaa ah in mar kale internetku go’o madaama hada ka hor mar viilooyinkaasi maraakiib ay jareen oo ma almo badan Soomaaliya ay wajahday internet la’a an.

Dowladda Maraykanka oo xakameeneysa shirkadaha u ololeeya dal ay cadaw u arkaan

Shirkadaha ka dhex ololeeya dawladda Ma raykanka ayaa bilaabay inay iska diidaan ma ca amiisha u dhashay dalka Shiinaha, xilli sha rci-dejiyayaasha Maraykanku ay ku hawlan yihiin inay soo saaraan shuruuc lagu adkayn ayo ade egyada loo qabto macaamiisha ka soo jeeda Shii naha, xilli ay soo badanayaan wala aca laga qabo saamaynta Shiinaha.

Sharci-dejiyayaasha Maraykanka ayaa shee gay inay dabada ka riixaya an, sharci waa jibinaya in kor loo qaado daahfurnaan ta, sha khsiyaadka u olole eya Shirkadaha Shiinaha. Sharci-dejiyayaasha ayaa doonaya inay ka hor-istaagaan xisbiga Shu uciga ah ee Shiina ha iyo Ciidamada Shiinuhu inay golda loolooy inka sharci, si sir ah ugu adeegsadaan inay ku gaadh aan danohooda, kuwaas oo dhaawici ka ra dana ha shacabka Maraykanka.

B/5aad

Senator John Cornyn ayaa toddobaadkii ho re u sheegay laanta ku hadasha afka Man darin ee VOA in sharci-dejiyayaasha Marayk anku ay ha atan sharcigaas qabyada ah marin ayaan meel gebogebo ah.

Sannadkii hore waxaa aqalka sare ee Sena teka Maraykanku uu meelmariyey sharci waaji binaya in la soo bandhigo saamaynta dalalka ajn ebiga ah ee adeegsanaya adeegyada ku xusan sharciga "ololaynta” ee Maraykanka

Dadaallo Xabad joojin looga hergelinayo Ga za oo ka socda M/Qaahira

Xamaas ayaa sheegtay in ay sii wadeyso wa dahadalka maalintii labaad ee Qaahira ee ku saabsan suurtagalnimada xabbad joojin lix toddo baad ah oo Gaza ka dhacda, in kasta oo Israa’iil aysan ka qeybgalin.

Israa’iil ayaa sheegtay in aysan ka qayb qaadan doonin iyada oo Xamaas aysan soo bandhigin liiska la haystayaasha Israa’iil ee badbaaday — waxay Xamaas ay sheegtay in aysan sameyn karin weerarka Israa’iil awg eed.

Dhanka kale, madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in uu aad uga walaacsan yahay in dagaalka Qaza uu u gudbi karo dagaal ballaaran oo ka dhaca bariga dhexe iyo meelo ka baxsan Gaza.

Volker Turk waxa uu ku tilmaamay dagaal ka ka socda koonfurta Lubnaan ee u dhexee ya Israa’iil,Xisbollah iyo kooxaha kale ee hubaysan in ay tahay "mid aad looga wala aco”.

Mareykanka oo qeylo dhaan kasoo saaray xad-gudubyo waaweyn oo ay geesaneyso dowladda Itoobiya

Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xadgudubyada ka dhan ka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoo biya, kuwaas oo laga yaabo in ay saam ayn ku yeeshaan hannaanka ay Itoobiya ku do oneyso in ay maal gelin uga hesho deyn bixiya yaasha caalamiga ah.

Maamulka Ra’iisul Wasa are Abiy Axmed ayaa dunida kala kulmaya waji gabax iyo dhal leeceyn isa soo tareysa oo ku aaddan xeelad aha ay ciidamadiisu ku wa jahan kacdoonka dadweynaha, taas oo keentay rabshado iyo fowdo dalka oo dhan ah.

Ciidamada DFS ayaa lagu eedeeyay dilal sharci darro ah iyo duqay mo ay fuliyeen diya aradaha aan duuliyaha lahayn kuwaas oo sab abay dhimashada dad rayid ah.

"Waxaan si joogto ah ula soconaa xaaladda xuquuqda aadanaha ee Itoobiya si aan u qiimey no haddii ay jiraan xadgudubyo waaw eyn oo saameyn ku yeelan kara taageerada Marey kan ka ee kaalmada hay’adaha maaliyadeed ee sida waafaqsan sharciga hay’adaha maal iyadeed ee dunida,” ayaa lagu yiri, qoraal ka soo baxay Waa xda Arrimaha Dibadda ee .

"Dowladda Mareykanku waxay walaac xoo gan ka qabtaa warbixinnada ku saabsan xadgud ubyada xuquuqda bini’aadamka ee ka dha caya Gobolladda Amxaarada iyo aOromia ee ay ku lug leeyihiin ciidamada Dowladda iyo ku wa ka soo horjeeda” ayaa la raaciyay qoraalka kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Marnkan

Macalinka dumarka bara cilaanka

Article informationAuthor,Issak Malin Rol e,Weriyemadaxbanaan

Cilaanku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha soo sa ara quruxda oo ay mars adaan dumarka Soom aalida ah xiliyo gaar ah iyo mararka ay ku beega ntahay munaasabadaha sida ciidaha, aroosyada, iyo xafladaha qalinjabinta.

Markale na, waa xirfad shaqo oo goobaha lagu saaro cilaanka badanaa waa mashquul, iyadoo ay jiraan dugsiyo lagu barto cilaan saarka oo dhaqaale nololeyd u ah qoysas badan.

Waa xirfad inta badan lagu yaqaan dum arka, laakiin Cabdiraxmaan Siyaad waa wiilka keliya ee inta aan ognahay ku shaqeys ta cilaansaarka isaga oo u adeega gabdo badan.

Cabdiraxmaan, macalinka Cilaanka iyo sida uu ku bilaabay shaqadan

Naqshada cilaanka uu u kala baxo Qoraalka sawi rka, Mid kamid ah arda yda cilaanka barata oo casharkii qaadaneysa.

Cabdiraxmaan Siyaad oo ah xaasle iyo aabbe, qofkii ugu horreeyay oo dumar ah ee uu cilaan-saaro waxay ahayd xaaskiisa oo uu u waayay lacag ay cilaan-ku-saarato habeen ciid ah.

Waxay ahayd xilli uu ku guda jiray diyaari nta bu ugiisii qalinjebinta ee jaamacadda isaga oo qaadan ayay shahaadada koowaad ee cilmi ga Kumbiy uutarka.

"Aad baan u mashquulsanaa, oo waan awo odi waayay in aan arko farriinta xaaskeyga ay igu wey diineysay in aan ugu soo diro lacagta cilaan-saarka si ay banaanka uga soo-saarto ilaa aan xilli dambe oo habeen ah guriga ka imid," ayuu yiri Cabd iraxmaan.

Sidaas ayuu ugu qasbanaaday in uu cilaan-u-saaro xaaskiisa markii ugu horreysay noloshiisa.

"Markii hore waxaa iga caawiyay YouTube oo aan ka daawanayay habka loo saaro cila anka. Ku noqnoqsho kadib waan keenay mar kii dambe, weliba si fiican."

Waxay ahayd dhammaadka 2012kii. Wixii marka as ka dambeeyay waxaa Cabdiraxmaan ku kordhi say xiisaha cilaan-saarka isaga oo sidoo kale furs ad ganacsi iyo shaqo ka helay. Waxa uu si haga agsan ugu sii bartay xaaskiisa, gabadha isaga la dhashay iyo dumarka aan weysada ka jabin oo uu bilaabay in uu cilaanka-u-saaro si ay gacantiisa ula qabsato.

Bilooyin xiriir ah oo is-barayay cilaan kadib, waxaa uu 2013kii degmada Heliwaa ka furay dugsi uu gaar ah dumarka, halkaas oo uu ku baro cilaan-saarka

Toban sano oo xiriir ayuu barayaa dumarka nooc walba oo naqshadaha cilaanka ah oo ay ka mid yihiin: Bacweyne, Bacyare, Daa’uus, iyo noo cyo kale oo naqshado cilaan ah.

Maxaa dhexmaray macalinka iyo hooyo dooney say in gabar ay dhashay loo baro cilaan saarka?

Maadada cilaanka,

Xaaskiisa oo uga xanaa qday cilaan dartiis ayaa ku kaliftay in uu barto xir fadaa Barista xirfadaan cilaanka oo aan lagu og eyn in raggu ay ku shaqeeyaan ayaa wada ta caqa bado ay ka mid yihiin in macalinkaan uu la kulmay dhaleeceyn uga timid bulshada iyo dadkii ugu dhawaa xiliyadii uu ku guda jiray bixinta casharada ku saabsan cilaanka.

Mid kamid ah dhacdooyinkii qabsaday oo uu BBC-da u sheegay waxa ay ahayd in maa lin isaga oo bixinaya cashar ay u timid hooyo rabtay in gabadheeda loo baro cilaanka.Markii ay gudaha u gashay fasalkii oo ay ka socotay sharaxaad ayay macalinka la hadashay iyada oo weydiisay in isk uulkaan uu yahay midka lagu barto cilaanka.

Waxay hooyadu fileysay inay macalinku yahay qof dumar ah, halka maamulka ay ka fileysay in uu rag yahay. Laakiin filanwaa ayay ku noqotay in ma calin rag ah uu doonayo in gabadheeda uu baro habka loo saaro cila anka.

"Waxay igu tiri waad igu ciyaareysaa ee macali madda cilaanka barta itusi aan la hadlo ee. Markii aan ku adkeystay in aan aniga ahay waxaana u raa ciyay in ay fasalka soo gasho si ay sharaxaada iyo casharada cilaanka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip