HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA MAARSO 2024-KA

0
Tuesday March 05, 2024 - 08:28:31 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA MAARSO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arri maha Dibedda Dowladda Britain

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Feder aa lka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Bar re, ay aa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wa saaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Brit ain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha Joo gtada ah ee Arrimaha Dibadda iyo Horumari nta Sir Philip Barton.

Kulanka ayaa waxay laba da dhinac kaga wada hadle en xoojinta xiriirka iyo iskaa shiga faca-weyn ee ay wadaa gaan Soomaaliya iyo UK, iya doo Ra’iisul Wasaaruhu uga mahad celiyey Dow ladda UK kaalinta ay ka qaadato dib-u-soo kaba shada dowladnimada Soomaali ya, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaala ha, isbed delka cimillada iyo horumarinta adee gyada bulshada.

Dhankooda, wafdiga Mudane Philip Barton ayaa uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Xuk uumadda soo dhaweynta diirran, iyagoo muujiy ey sida ay u bogaadinayaan guulaha wax-ku-oolka ah ee shacabka iyo dowladda Soomaaliy eed ay gaareen muddadii la soo dhaafay

Soomaaliya oo si rasmi u noqotay dalkiisa 8-aad ee ururka bulshada Bariga Afrika (EAC)



Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Uru rka Bulshada Bariga Afrika (EAC), iyadoo noqo tay dalkii 8-aad ee Bulshada Bariga Afri ka, ka dib markii ay dukumentiga ansixinta u gudbisay Xoghayaha Guud ee EAC , Dr. Peter Mutuku.

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaa minayay Wasi irka Ganacsiga iyo Warshadaha Sooma aliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo Caru usha u joogay dhammaystirka ku biiritaanka EAC, ayaa ku saxiixay magaalada Entebbe ee Uganda heshiiska ku biiritaanka EAC.

Xafladda saxiixa heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaha Uganda Yow eri Kaguta Museveni. Dr. Mathuki ayaa soo dh aweeyay in Soom aaliya ay noqoto xubinta cu sub ee EAC, oo ah urur goboleed ay ku midays an yihiin 8 dal, ka as oo ujeedadiisu tahay in ay xoojiyaan iskaa shiga Waddamada ay saaxiibka yihiin ee dhi nacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulsh ada.

Waxa uu sheegay in ka mid noqoshada Soom aaliya ay xoojin doonto aragtida EAC ee ku aad dan xasilloon, iyo siyaasad midaysan oo ka hana qaada gobolka Bariga Afrika ah.

Wuxuu ku ammaanay Soomaaliya sida ay u buuxisay shuruudaha heshiiska EAC, wux uuna ku booriyay Soomaaliya in ay ansixiyaan oo ay dhaqangeliyaan shuruucda iyo xeerarka EAC.

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya Jibriil Ca bdirashiid Xaaji Cabdi ayaa sheegay in Soo maa liya ay ka go’an tahay in ay ka qeyb qaa dato hadafyada EAC, sida ganacsiga, kaaba yaa sha dhaqaalaha, caafimaadka, waxbara shada, bee raha, nabadda iyo amniga.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay’adda Cunta da iyo Beeraha ee Q/Midoobay

Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) Wasiirka Wasaaradda Xanaana da Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS Md.Xasan Xuse en Maxamed ayaa Shalay xafii skiisa ku qaabilay wefdi ka so cda Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qarama da midoobe ee (FAO) waxaana hoggaaminayey Md. Etienne Peterschmitt oo ah Agaasimaha Xafiiska FAO ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaa shi ga u dhaxeeya wasaaradda iyo hey’adda FAO, iyo dardargelinta mashaaricda horutabin ta u leh horumarinta xoolaha, dhirta iyo daaqa

Tallaabada siyaasadeed ee uu qaaday DENI oo kulmisay saddex arrin oo xasaasi ah

Hoggaamiyaha dib loo doortay ee maamul ka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dha waan soo dhisay xukuumad ka kooban 21 Was iir. Saciid Deni ayaa dib iskaga dhigay maga ca abista ku-xigeennada iyo wasiiru-dowlayaa sha, kuwaasi oo la sheegay in weli muran bad an ka taagan yahay.

Saddex dhinac ayaa ka ee gayna xukuuma dda uu dhisay Saciid Deni, kuwasi oo kala ah;

1. Abaal-marin

Deni markii uu ku jiray dagaal siyaasadeed waxaa jiray xubno si weyn isku garab taagay, mid kamid ah waa Cabdi Faarax Saciid Juxa. Deni wuxuu markale Juxa kusoo celiyay kurs iga Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maa mulka Puntland.

Si lamid ah Wasiirka Warfaafinta ayuu mar ka le kusoo celiyay Maxamuud Caydiid Dirir, oo Sac iid Deni dartiis dagaal ba’an u galay intii lagu jir ay doorashada.

Sheekada kale ee xiisaha leh ee qeybtan ku jirta ah waa Maxamed Cabdiraxmaan Faro ole oo ka mid ahaa musharaxiintii u taagneyd hogga anka maamulka Puntland, kaasi oo ka soo muu qday Golaha Wasiirrada ee cusub ee maamulka Puntland.

Intii ololaha doorashada lagu jiray ayaa wax aa soo baxday in qoyska reer Faroole la he shiiyeen Saciid Deni, taas oo hadda laga dhex akhristay dhismaha xukuumadda.

Maxamed Faroole waxaa laga dhigay Was iir ka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

2. Inkiraadda Khaatumo

Dhinaca 2aad ee laga eegay xukuumadda Sa ciid Deni waa reerka dhistay maamulka la yira ahdo Khaatumo. Horey iyada oo dhaqanka Khaa tumo ay u sheegeen inay toos uga baxeen ma amulka Pu ntland, oo aanay Xildhibaannadii ay maamulk aasi ku lahaayeen soo xuli doonin ayuu Saciid Deni isagu qortay 17-kii Xildhibaan ee beesh aasi ku laheyd baarlamaanka Puntl and.

Mar kalena Saciid Deni wuu sii inkiray ma am ulka Khaatumo, isaga oo soo magacaabay dham aan wasiiradii reerkaasi ku lahaan jireen maam ulka Puntland. Waxay ka dhigan tahay in uusan Saciid De ni weli laqin wax la yiraahdo Khaat umo.

3. Indho-federaal

Dhinaca 3aad ee xukuumadda Saciid Deni leedahay waa xubnaha heer federaal soo noq day ee haddana xukuumaddiisa qeybta ka noq day.Juxa horey ayuuba u haystay, haddana wux uu soo qaatay Saciid Qorsheel oo uu ka dhig ay

wasiirka caafimaadka, Cabdullaahi Bille oo uu ka

dhigay wasiirka duulista hawada iyo Da a’uud Bis inle oo uu ka dhigay wasiirka qo rsheynta. 3daan xubnood ayaa dhamaan horey was iiro uga soo noqday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Galmudug iyo HirShabelle ay aa sidan oo kale waxay kal hore xubno ka yim id federaalka ka dhigeen wasiiro maamul goboleed.

Xubnaha soo noqday heerka federaalka ee hadda uu Saciid Deni kusoo daray Golahiisa Wasiiradda ayaa ka sakow inay macno u yee layaan golihiisa, waxay dhinaca kale leeyihiin diiwaan shaqo oo wanaagsan oo wax u tari ka rta Puntland, keenistoodana waa mid mudan in lagu bogaadiyo Saciid Deni.

Soomaaliya iyo Hindiya oo kawada hadlay arrimo labada dal muhiim u ah

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Soomaaliya Md.Axmed Macalin Fiqii ayaa Shalay la kul may wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu horkacayay Dr. Sureh Kumar oo ah JS-ka ama Xogheyaha wadaagga ah ee Wasaar adda Arri maha Dibadda ee dalka Hindiya.

Inta uu kulanku socday arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; iskaashiga labada dal ee dhinacyada kala duwan iyada oo si ga ar ah loo dul istaagay horumarrrada ay ku tilla absatay Soomaaliya ee dhanka amniga iyo meelaha kale. Kulankan oo ay sidoo kale qeyb ka ahaay een safiirkeena dalka India mudane Axmed Cali Daahir iyo xubno ka socday wasaaarad da arri maha dibadda ee dowladda Federaalka ee Soo maaliya ayaa waxaa aad loogu falanq eeyey dhibaatada muwaadiniinta Soomaaliye ed ay ku qabaan visaha dalka Hindiya oo ay u aadaan dalalka deriska.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macal lin oo arrimahan il gaar ah ku eegaya ayaa ku tal iyey in adeegga visaha loosoo dhoweeyo mu wa adiniinta Soomaaliyeed ee caafimaadka iyo wa xbarashada dalkaas u aada, loona ke eno Mag aalada qunsuliyad ay ka dalbadaan visaha.

Wafdigan Hindiya oo ka socday guddiga sa re ee dakaasi, qeybna ka yihiin xoghayeyaal iyo saraakiil sare ayaa la kulmaya mas’uuliyiin kala duwan ee dowladda.

Ciidamada Booliiska oo gacanta ku dhigay Eedeysane Cali Khaliif oo Shalay dil geestay

Ciidamada booliiska qeybta gobolka Mud ug ee maamulka Pu ntland ayaa gacanta ku soo dhi gay nin lagu eedeeyay in Shalay qof shacab ah ku dilay deegaanka Daarusala am ee katirsan gobolka Mudug. Gu ddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntl and Feys al Sheekh Cali ayaa qoraal uu soo sa aray ku shaaciyay in ciidamada ammaanka soo qabteen eedeysane Cali Khaliif Xirsi oo Shalay dilay nin lagu mag acaabayay Maxam ed Arbaco.

Guddoomiye Feysal ayaa uga mahad celiy ay ciidamada ammaanka iyo dadkii kale ee ga canta ka geestay soo qabashada ninka eede ysanaha ee dilka geestay, kaa oo hadda xabs iga ku jira kuna socdaan baaritaanno.

Laamaha ammaanka ee gacanta ku haya ninka dilka geestay ayaa sheegay in si dhaqso ah u horgeyn doonaan caddaaladda si loo ma rsiiyo ninkan ciqaabta dilka uu Shalay u gee stay

nin la sheegay in ay isku dhaceen.


Qorshayaal lagu adkeenayo ammaanka maga alada Muqdisho oo laga hadlay

Waxaa Habeen hore xarunta maamulka gobo lka Bana adir ka dhacay shir xasaasi ah oo looga shirayay sidii loo adkeyn lahaa ammaanka mag aalada Mu qdisho, xilli ay soo food leedahay bi sha barakey san ee Ramadaan.

Shirka ka dhacay xar unta gobolka waxaa ka qeyb galay taliyaha ciidanka booliiska Soomaa li ya, guddoomiyaha gobolka Banaadir, taliyaasha ciidamada booliiska, nabad sugida gobolka Ban aadir iyo guddoomiyayaasha degmooyinka gobo lka.Taliyaasha iyo masuuliyiinta maamulka gobol ka Banaadir ayaa inta uu shirka socday is dhaafs aday aragtiyo ku aadan sida ugu macquulsan ee loo adkeyn karo ammaanka magaalada Muqdi sho inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ram adaan.

Sida aan wararka ku helnay taliyaasha iyo ma amulka gobolka Banaadir ayaa isla gartay in la xoojiyo feejignaanta ciidamada ammaanka, sid oo kale la sameeyo ciidamo roondo ku sameeya degmooyinka iyo waddooyinka magaalada.

Taliyaasha ciidamada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaana u ballamay kulamo kale oo loo ga arrinsanayo dar-dargelinta ammaanka caas imadda oo muddooyinkii dambe ku yaraadeen dil alka iyo qaraxyada ay Al Shabaab ka fulin jireen.

Fiqi oo la yaaban heshiiskii ay la galeen Biixi iyo wixii uu sameeyey maalin kadib

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Ax med Macalin Fiqi ayaa sheegay in ilaa hadda ay la yaaban yihiin ‘waxa qaaday Muuse Biixi’ oo badda Soomaaliya u saxiixay Ito obiya, sa acado kadib markii ay kula soo heshiiyeen Jabuuti

Wasiir Fiqi ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii dowladda Sooma aliya ee madaxweyne Xasan Sheekh ku wehli yey wafdigii 28-kii December 2023 heshiiska la soo galay Somaliland ayaa wixii dhacay ku mac neeyey oraahdii "Dibiga naasa adag iyo weedha maxaa kulmiyey.”

Wuxuu sheegay in wax dareen ah aysan qa bin garabkii ka socday DFS, isla markaana ay aad ugu faraxsanaayeen heshiiskii bilowga ahaa ee Somaliland ay Jabuuti kula soo saxii xdeen.

Hase-yeeshee wuxuu sheegay in saacado ka dib uu Muuse Biixi jaho wareer ilaa hadda socda geliyey gobolka Geeska Afrika, kadib markii uu badda Soomaaliya u saxiixay Itoobiya.

Wasiir Fiqi ayaa wax aan caadi aheyn ku ma cneeyey sida umadda Soomaaliyeed ay uga gilgi sheen damaca Itoobiya, isagoo sheeg ay in aan loo kala harin difaaca badda Sooma aliya. Axm ed Macalin Fiqi oo Shalay ka qeyb galay shirka Heritage oo Muqdisho ka furmay ayaa aad ugu mahad celiyey Soomaalidii ka dhiidhisay damaca Itoobiya oo ay ugu horeey aan reer Jigjiga oo ma alin uu Addis Ababa ka dhacay heshiiskaas, maalinkii xigay Muuse Biixi ku soo dhaweeyey heesihii Soomaalida ee dagaalkii 1977-kii.

Sidoo kale Fiqi ayaa aad u amaanay doo rkii difaac ee Soomaalida Kenya ay qaateen, isagoo si gaar ah ugu mahad celiyey Xildhib aan Yuusuf Xasan, wasiir Aadan Barre, Taliya ha nabad sugidda Kenya, iyo masuuliyiin kale oo dhamaan tood Soomaali ah.

Gabagabadii hadalkiisa wasiir ayaa Jabuuti ku amaanay doorka ay ka cayaareyso dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo sheegay in wasaa radda arrimaha gudaha ee wasiirka uu ka yahay ay dejisay qorshe dib u heshiisiin oo ad u baax ad weyn, si loo gaaro xal nabadeed oo Sooma alidu u dhan tahay.

Masuuliyiin sar sare oo Shalay booqday deegaanno Al Shabaab laga xureeyay

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowlad da Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo hogaaminaya wafdi wasiiro ah oo ay kamid yihiin Wasaaraddaha, Arrimaha Gudaha, Warf aafinta iyo Haweenka ayaa Shalay booqday deegaan adii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxda Al Shabaab .

Madaxweyne ku xigeenka iyo wafdigiisa ayaa tagay deegaanada Muuse-xaaji, Mallaay lley, Turdho, Baxar-saafka iyo Baarsanguuni oo maa lmahii lasoo dhaafay ay howlgalo ka wadeen Cii damada Jubaland iyo xooga dalka.

Wafdigan uu Madaxweyne ku xigeenku ho ga aminayo ayaa warbixin la xiriirta howlgalka iyo il aa hada guulaha laga gaaray ka dhagays tay Sa rakiisha hay’adaha amniga ee howlg alka ku jira.

Waxaa Madaxweynahu uu ku bogaadiyay Cii damada geesiyada ah ee jabka xooga leh gaarsi iyay argagixisada maalmahii lasoo dhaa fay sha qada adag ee ay dalkooda iyo dadkoo da u haya an isagoo ku booriyay İnay sii laba jibaaran shaq ada adag ee ay ugu jira an hor marinta amniga Jubaland.

Taliyaha Booliiska oo kormeer shaqo ku tagay laanta ilaalinta Canshuuraha ee CBS

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sar eeye Guuto. Sulub Axmed Firin, Ayaa kor meer shaqo ku tagay Laanta ILaalinta Cansh uuraha ee Ciidanka Boliiska Soomaaliye ed, ujeedka uu Taliyaha Ciidanka Boliisku ku tag ay Laanta Ilaal inta Canshuuraha ayaa ah uk uur galka Howlaha shaqo ee laanta Ilaalinta Canshuuraha ee Ciidan ka Boliiska Som aliyeed.

S.Guuto Sulub Axmed Fir in, ayaa lahadlay Saraakiisha iyo Ciidamada LaantaIlaalinta Canshuuraha waxa uuna farayin ay siwaag san uga shaqeeya an kobcinta dhaqaal aha dal ka maadama ay iyaga wakiil uga yihiin Ciida nka Boliiska Soomaaliyeed.

Sidoo kale Taliyaha ayaa ciidanka Boliiska kula dar-daarmay in ay ka fogaadaan waxya ab aha maanka dooriyo ee qatarta ku ah na fta, am niga iyo dhaqaalaha.

Aragti wadaagga sanadlaha ah ee Heritage oo Muqdisho ka furmay

Waxaa magaalada Muqdisho Shalay ka furmay shirka sanadlaha ah ee Madasha Aragti wadaagga ee Heritage, kaas oo socon doono mudda laba maalin ah ,waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan dowladda iyo madax ka soc oto dowlada Jabuuti, Kenya iyo marti sharaf kale. Agaasimaha Machadka Heritage Mudane Musrsal Saney oo ka hadlay furitaanka madasha ayaa madaxda ku soo dhaweeyey wajiga labaad ee madasha 7-aad ee aragti wadaagga ee sanadlaha.

Wasiirka Arrimaha Gudaha federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallin Fiqi oo madasha ka hadalay ayaa sheegay in wasaara du ay dajisay qorshe dib u heshiisiin loo gu same ynayo Bulshada Soomaaliyeed

"Wasaaradda Arrimaha gudaha waxaa ay dajisay qorshe dhab u heshiisiin loogu sameyn ayo Bulshada waxaan daah fureynaaa qorsh aha as Ramadan marka laga baxo”.Wasiir Axm ed Macallin Fiqi”

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dast uurka XFS ,mudane Xasan Macallin ayaa isna madasha ka yiri "Dowladda Soomaaliya waxay rabtaa inay caado ka dhigato oraahdii Soomaa li heshiis ah Duniddana la heshiis ah laakin Itoo biya waxay dooratay iney noqdaan kuwo faquu qan oo nabadda ku lid ku ah”.

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dinta, Dha qanka iyo Awqaafta ee dalka Djibouti Md. Muu muin Xasan Barre ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka qeyb-galka madasha.

"Adduunka oo dhan in Shalay nabad looga wada baahan yahay waa la wada ogyahay, wa liba Geeska Afrika oo aynnu ku naalllo, marka loo eego dhibaatooyinka ka dhacaya Geeska Afri ka iyadana waynnu wada ognahay. Nabaddu siid ii ay dhaqan inoogu noqon lahayd in laga shaqe eyaa waa muhiim.” Wasiir muumin, wasiirka Awq aafta ee Jamhuu riyadda Jabuuti.

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan Baar lamaanka Kenya kana hadlay madasha ayaa bo gaadiyey Madasha Heritage, isagoo tilmaa may muhiimadda ay leedahay nabadda Gees ka Afrika.

Ciidamada Amaanka oo gacanta kusoo dhi gay xubno ka tirsan Al-shabaab oo Nabado on ku dilay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Habeen hore xubno ka tirsan kooxda Al-sha baab ay ku dil een Nabadoon lagu maga caabo Cabdi Xasan Muxidiin oo ka dhacay degmada Deyniile ee maga alada Muqdisho.

Xubnaha ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa Habeen hore saqdii dhexe weeraray hoyga uu Nabadoon ka ka deganaa degmada Deyniile oo ku yaala waa xda Buurdheere, waxaana la sheegay in kooxdu ay rasaas tira badan la dhaceen Nabadoonka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxdu ay weerar ku gashay hoyga Nabadoonka, isla markaa na iska caabin ay kala kulmeen askari ilaalo u ahaa nabadoonka, kaasoo markii dambe ay dileen koo xdu.

Masuul ka tirsan maamulka degmada Dey niile oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in weerarka kadib ay ciidamada amaanka degmada gacanta kusoo dhigeen laba ka mid ah xubnahii Al-shabaab ee weerar ka fuliyay iyo mid kale oo meyd ah. Si kastaba ha ahaate wali si rasmi ah looma oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in kooxda Al-shabaab aad u hubeysan ay weerar noocaan ah ku dilaan nabadoon Cabdi Xasan oo ka mid ah Nabadoonada sida weyn looga yaqiinay Deyniile.

Ciidanka Kumaandooska oo nolosha ku qabtay xubno katirsan Al Shabaab

Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo garab ka helaya ciidanka dara awiishta Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al Shabaab kawada deegaanno katirsan G/Jubadda Hoose.

Warbaahinta dowladda ayaa baahisay in ciida nka huwanta ah howlgalka Al Shabaab ku gaarsiiy een khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, wa xa ayna xuseen in wali ciidamad a wadaan howlg alka.Ciidamada Kumaandooska Danab oo howl gal ka hormuud u ah ayaa gacanta ku dhigay 7-xubno od oo la sheegay in ay katirsan yihiin Al Shabaab ,kuwaa oo lagu qabtay tuulada Soomarey oo hoos tagtay degmada Jamaame

Ciidamada Danab iyo kuwa Daraawiishta Ju bbal and ayaa maalmihii lasoo dhaafay how lg allo ball aaran ka waday deegaanno katirsan gobolka Jubad da Hoose, waxa ayna howlgall adaasi ku dileen xub no badan oo katirsan Al Shabaab , halka kuwa kalana nolosha ku qabt een.

Odayaasha Hawiye oo ku dhawaaqay go’a an culus oo Farmaajo ka dhan ah

Kulan looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa siyaa sadeed ee dalka uu ka bilaabay mad axweynihii hore Maxamed Cabdullahi Farm aajo ayaa Shalay lagu qabtay magaalada Muq disho. Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo kulanka an isugu yimid ayaa ku good iyey in Farmaajo aysan ka ogolaa karin in mar dambe uu siyaasad ku dulmiyo dadkooda.

Odayaasha ayaa ugu horeyn farriin u diray Xil dhibaan Shariif Sheekh Axmed oo saaxiib la ah Farmaajo, waxayna si cad ugu sheegeen inay Far maajo u yaqaanaan dambiile.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirSh abe elle Sheekh Cismaan Barre ayaa soo aba abul ay kulanka ay Shalay odayaasha Hawiye uga mudaha raadeen dhaqdhaqaaqa siyaasa deed ee Farmaajo uu dib uga bilaabay Muq disho.

Odayaasha oo dib u xusuustay gaboodfala dii awooda dowladda lagu geystay intii Farma ajo uu joogay xukunka ayaa soo tiriyey waxy aabihii dha cay oo dilal iyo awoodo siyaasad eed ay ku jiraan.

"Waxaa nahay odayaashii shacabkaan, dhibkii Xamar ka dhacay Farmaajo waa ogta hay, dadkaan naga leysay waa xusuusataa, qaraxyadii dadkeena nagu leyn jiray, Shalay Ilaahey waa nooga raayey, ma kaa aqbaleyno inaad fidno la soo dhex fariisato dadkeena,” ayuu yiri mid ka mid ah odayaashii had lay. Oday kale ayaa dowladda ugu baaqay inay ka qariso wajiga Farmaajo, iyagoo ku goodi yey in ha dii ay mar dambe arkaan isagoo mas iir Soomaaliy eed ka hadlaya ay uga hor-tegi doonaa xoog iyo xeelad intaba.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShab eelle Sheekh Cismaan Barre ayaa gabagabadii kulankaas ka hadlay, isagoo sheegay in Farmaajo uu dalka u yimid inuu olole u galo doorashada dalka oo in ka badan labo sano ay ka dhiman tahay. "Farmaajo cid dambe oo cod ku siineysa ma jirto, markii laga reebo dad qalatada uu soo uruursa day, Farmaajo uma maleynaayo in mar dambe aad Villa Somalia soo fariisa doon to si dalkaan aad u xukunto,” ayuu yiri Sheekh Cismaan Barre. Hoos ka daawo Xigasho:-Caasimadda.Net

Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay Golaha deegaanka Jowhar ammarna siiyay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirsh abeelle Md. Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali G uudlaawe) oo ayaa Shalay kulan gaar ah la qaatay golaha deegaanka cusub ee degmada Jowhar ee xaru nta maamulka Hirshabelle. Kulanka ayaa wax aa ka qeyb galay Wasii rka Wasaaradda arrima ha guddaha iyo dowl adaha hoose, guddoomiyaha gob alka Shabeel laha dhexe, guddoomiyaha degmada Jowhar iyo dhammaan xubnaha golaha deegaanka.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa dhage ystay warbixinta golaha deegaanka cusub ee degmada Jowhar oo isugu jirtay wixii u qabsoo may muddada kooban ay shaqeenayeen iyo caqabadaha ku hor-gudban.

"Degmada Jowhar inay yeelato gole deega an muhiimad gaar ah ayay ii laheyd waxaan ra jeynay aa inaad wax badan beddeshaan. Dha mmaan qod dobadii aan ka wada haddalnay waa ay dhaqan-galayaan.” ayuu yiri Cali Guud laawe.

Ugu dambeyn madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa amray golaha deegaan ka ee deg mada Jowhar inay qabtaan tartan na daafadde ed oo lagu tartansiinayo waaxyaha ay ka kooban tahay degmada Jowhar.

Howgal Qorsheysan oo lagula wareegay dega ano ay ku sugnaayeen AS

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saa cadihii lasoo dhaafay waxaa ay how lgal ka fuliye en deegaanno dhowr ah oo daga alamaayasha Al Shabaab ku sugnaay een, waxaana soo baxaya fa ah faahinno dhee raad ah oo ku aaddan Howgalkaasi.

Howgalka oo ahaa mid qorshe ysan ayaa waxaa si gaar a u fuliy ay Ciidanka xoogga dalka Sooma aliya gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad, waxaana ay ka fuliyeen tuulo oyin la sheegay in ay ku sugnaayeen Al Sha baab.

Howlgalkan ayaa ciidamada si gaar ah uga sam eeyeen tuulooyin ay kamid yihiinFarag, Wargolo ole, Hooyaley, Abagbeeday, iyo du dumaale oo oo ka tirsan gobolka Bakool, wax aana tuulooyinkaasi la sheegay in ay joogeen xubno katirsan Al Shab aab. Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le Yuu nis Aadan Xasan oo hoggaaminayay howlgalkan ayaa sheegay in ciidamadu la war eegeen dergaan nadii howgalka laga fuliyay.

Waxaa intaas uu ku daray Abaanduulaha Guut ada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoo gga in ciidamada sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab ee ku sugan deegaan no iyo tuulooyin katirsan gobolka Bakool.

Shirkadaha Diyaaradaha oo ka shifay qorshe qatar ah ay wado wasiirada Gadiidka

Ururka Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay shir jaraa’id ayaa marko odii ugu horeysay waxay ka shifeen qorshe qatar ku ah amniga inay wa do Wasiirada Gaadiid iyo duulista Hawada Xildhibaanad Fardowsa Cisma an Cigaal. asuuliyiintaan Shirkadaha waxay qaadaceen lacago ay sheegeen inay kusoo rogtay wasaarad da gaadiidka iyo duulis ta hawada Xukuumada Soomaaliya qof kasta oo tikid jarata. Qorshaha qatarta waxay shirkaduhu ku sheegeen inay tahay markii shirkadaha laga dalbad ay inay bixiyaan xogta dadka ka dhoofaya Maga alada Muqdisho inkastoo aysan cadeyn inay ku jira an mas uuliyiinta Dowlada Somalia. "markii hore w ayna marsiiyeen oo waxaan u qa adanay qorshe a mniga quseeya lakiin waxaan dib ka ogaanay inaa neey waxba kala socon arin taan hay’adaha amn iga Dowlada Somalia markii aan wax ka weydiinay iyagaa noo cadeeyay inuu yahay qorsh wasiirada kaliya ay wadato”ayuu yiri Gudoomiye xigeenka Midowga Shirkadaha diy aaradahaHaddaba hada lada masuuliyiinta shirk adaha iyo cabashadooda ka daawo halkan muu qal aan ka soo xiganay UNIVERSAL TV:- Xigasho:dayniile.com

Madaxweynaha Kenya Oo Ku Soo Biiray Xal U Helida Xiisada Badda

Madaxweynaha Kenya oo ay toddobaadkii hore madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya ay marti ugu ahaayeen sababo kala duwan ayaa hadda wada dedaal dhexdhexaadin ah, sida lagu baahiyay warg eyska The East Afrika oo lagu daabaco Nai robi.

Wargeyska The East Afrikan ayaa sheegay in madaxweynaha Kenya William Ruto uu ho rkacaya dedaalada lagu doonaayo in la dejiyo xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Waxa uu wargeysku intaas ku daray in la filaayo in Muqdisho iyo Addis-ba ay hoos u dhigaan luuqadda sirgaxan iyo hadalada warb aahinta laysu marinaayo.

Kulankii dhexmaray madaxweynaha Ken ya iyo Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed sheegay in ay tah ay muhiim in la ixtiraamo madax-bannaani da dhuleed ee dalalka Afrika.

Wargeysa TheEastAfrican oo xiganaya Ilo dibl umaasi ah ayaa sheegay in wada hadala oo bilow day ay sii socon doonaan uuna jiri doo no kulan mu staqbalka dhow dhici doono, kaas oo laysku raaci doono meesha uu ka qabsoom aayo si’ay wadahad aladu usii socdaan.

Somaliland oo abaal marisay shaqaalaha Hay'ad da Hawada iyo Madaarada

Somaliland ayaa baalmarisay shaqaalaha Ha y'adda Hawada iyo Madaarada, oo ay sheegtay in ay hanteen maamulka hawadeeda.

Xaflad abaalmarin ah ayaa Hargaysa loogu qab tay hablo iyo inamo ka hawlgala hay'adda hawa da, oo la sheegay in ay dadaal u galeen sidii So mali land ay hawadeeda u hanan lahayd.

"Nin reer Somaliland isku doontay nasan ma ayo, waxa jiray rag iyo dumar dhallinyaro ah oo hay'a dda ka wax qabad badnaa intii hawshaasi socotay, 100 waraaqood ayay ICAO u direen" Maareeyaha Hay'adda Hawada iyo Madaraada Somaliland Cum ar Sayid Cabdillaahi, ayaa sida yidhi.

Waxa uu sheegay in Somaliland ay Soomaali ya kaga adkaatay hawada, isla markaana ay han atay maamulka hawadeeda, isaga oo sheegay in aan Somaliland la muquunin karin.

Waxa uu xusay in kama danbaysta ay noqon doo nto laba mid uun, in hawada dib loogu celiyo ICAO iyo in la fuliyo heshiiskii ay dhinacyadu ho re u wada galeen ee qaybsiga maamulka haw ada. Wa xa kale oo uu sheegay in dowlada Soo maaliya ay khalkhashay isla markaana ay isku dhufan gaadhay diyaaradaha Qatar Airways iyo Ethiopian Airways, taasi oo uu sheegay in Soo maaliya ay dafirtay, lakiin markii danbe shirkada Qatar caddaysay.

Wali waxa taagan muranka hawada ee u dhe xeeya Somaliland iyo Soomaaliya, iyada oo sida BBC-du sheegtay ay shirkadaha qaarkood ee diya araduhu ka leexdeen hawada Soomaaliya. XIGASHO:-HIIRAAN.COM

Imaaraatka Carabta oo kaalmo raashin ah soo gaarsiiyey Soomaaliya

Hay’adda maareynta musiibooyinka ee SoDMA, ayaa Shalay munaasabadd Kooban oo ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay dowladda Imaaraadka Carabta kala wareeg tay Shixnad gargaar ah oo ka kooban qayb aha kala duwan ee raashinka.

Shixnadaan garg aar ayaa wax aa waday mid ka mid ah diyaaradaha xa muulka qaada ee dowla dda Imaaraadka Carabta, waxana uu ku soo aaday xilli Bisha Barakaysan ee Ramadaan fo oda ina gu soo hayso.

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda maareyn ta musiibooyinka Dr Axmed Cabdi Aadan oo ay wehliyaan Agaasimayaal ka tirsan SoDMA, ayaa shixnadaan kala wareegay Masuuliyiin ka socday Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Mu qdisho, isaga oo ballanqaaday in muca awina dan ay gaarsiin donaan shacabka Soo maaliye ed ee danta yar iyo kuwa barakacyaa sha ah ma daama haatan laguda galayo bisha Ramadaan.

Madaxweynaha Imaaraad Carabta oo Cisbit aalka ku booqday Saraakiishii logu dhaawacay Muqdisho.

Boqorka Imaaraatka Sheekh Maxamed oo sidoo kale madaxweynaha ayaa booqday sarkaal ka tirsan ciidamada Imaaraatka oo kusoo dhaawacmay weer arkii xerada Janaraal Gord on ee Muqdisho.

Kabtan Maxamed Al Nuceym oo hadda lagu daweynayo isbitaalka ciidanka ee Zayed ayaa ka mid ah saraakiishii ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab ee lagu qaaday xerada Imaaraatku ku tababaraan ciidamada Sooma aliya.

Afar sarkaal oo kale ayaa lagu dilay weer ark aas, oo sidoo kale uu ku dhintay sarkaal kale oo ka tirsan ciidamada Baxreyn islamar kaas na la shaqeynayay imaaraatka.

Sheekh Maxamed ayaa u rajeeyay kabt anka in uu deg deg ku bogsado isaga oo am maanay niyada iyo dhiiranaanta ciidamada Imaaraatka.

20-qof oo gaajo ugu geeriyootay gobolka Amxaarada ee Itoobiya

Dagaalada ka socda gobolka Amxaarada ee itoobiya ayaa sababay dhimashada ku dhowa ad 20 qof oo gaajo u geeriyooday, xilli abaaro ba’an ay ka jiraan go bolka, waxa ana xirmay goobaha waxba ra shada.

Wararka laga helayo go bolka ayaa shee gaya in ab aar ba’an ay ka jirto oo saa meeysay guud ahaan gobolka, waxaana kiisaska geeri du ka dhaceen degmooyinka Sehala iyo Janamora ee gobolka Amxaraada, sida ay qor tay warbaahinta Addis-Standard.

In ka badan 2.6 milyan oo arday ayaa wax barasho la’aan ah, iyadoo 3,000 oo dugsi oo ku yaala guud ahaan gobolka Amxaarada ay weli xiranyihiin sababa la xiriira walaaca amni ee sababay dagaalada daba dheeraaday ee u dhax eeya ciidamada dowladda Itoobiya iyo jabhadda Fano ee gobolka Amxaarada.

Iyadoo uu wali socdo dagaalka jabhadda Fa no iyo ciidamada dowladda itoobiya, ayaa maamulka Abiy Ahmed waxa lagu eedeynaya in uu xasuuq ka geystay gobolka Amxaarada.

Gen. Abdel Fattah Al-Burhan oo hal sha rdi ku xiray Wadahadal nabadeed uu galo

Hogaamiyaha militariga dalka Sudan, Gener al Abdel Fattah al-Burhan ayaa shuruud ku xiray wadahadal nabadeed oo lagu dhameenayo col aada ka aloosan dalkaasi ee u dhaxeysa ciid anka milatariga iyo kuwa gurmadka deg degga.

Al Burhaan ayaa sheegay in kaliya uu tixg elin doono soo jeedinta Midowga Afrika ee ah in colaadda lagu dhameeyo wadahadal nabad eed, haddii Midowga Afrika uu dib u soo celiyo xubinnimadiisa oo buu xda.

Saraakiil katirsan Midowga Afr ika ayaana kulan gaar ah la qaat ay hoggaamiyaha Milatar iga Sudan , waxa ayna saraakiisha kala hadle en Jeneraalka sidii xal na badeed loogu soo afjari lahaa colaada ka aloo san dalka Sudan.

Shuruudan uu wadahadalka nabadeed ku xiray hoggaamiyaha dalka Sudan ayaa imaa ney sa xilli horey Ururka Midowga Afrika u hak iyay xubinimada Suudaan, kaddib markii milit ariga uu la wareegay talada Oktoobar 2021.

HALKA AY SOOMAALIYA KAGA JIRTO LIIS KA DALALKA AY DADKA UGU BUURAN IYO KU UGU CAATASAN KU NOOLIYIHIIN

CayilkaWaxaa la shaaciyay liiska wadamada ay ku nool yihiin dadka ugu cayilan caalamka iyo kuwa ay ku nool yihiin dadka ugu caatasan ama miisaankoodu hooseeyo. In ka badan hal bilyan oo qof ayaa la nool cayilka guud ahaan caalam ka, sida ku cad qiyaas lagu daabacay ee lagu daabacay The Lancet show.

Waxaa ku jira tiradan ilaa 880 milyan oo dad waaweyn ah iyo 159 milyan oo carruur ah, marka loo eego xogta 2022.

Tirooyinka ugu badan ee cayilka ayaa laga diwaan geliyey jasiiradaha Tonga iyo American Samoa marka ay joogto dhanka dumarka, halka dhanka ragga y ugu badan tahay Nauru. Jas iiradahan ayaa dadka ku nool 70-80% ay yihiin dad cayilan.

Daraasadda oo laga sameyay 190 waddan, UK waxay ku jirtaa kaalinta 55aad ee ugu sarr eeya ragga iyo kaalinta 87aad ee dhanka haw eenka. Kooxda caalamiga ah ee saynisy ahan ada ayaa sheegay in si degdeg ah loogu baahan yahay hanaan lagu sameyo isbadal ballaaran oo ku aadan qaabka loola tacaalo cayilka.

Cayilka wuxuu kordhin karaa halist in qofka ay ku dhacaan xanuuno badan oo halis ah, oo ay ku jiraan cudurrada wadnaha, nooca 2aad ee sonkorowga iyo qaar ka mid ah noocyada kans arrada.

Qiimaynta caalamiga ah ee heerarka buurnaa nta ama cayilka ayaa waxaa la eegay tirada gu ud ee dadka iyada ka dib-na la qiimeeyay kala duwanaashiyaha dhanka da'da waxayna cilmib aarayaasha ay ogaadeen.

Mareykanka ayaa ku jira kaalinta 10-aad ee ugu sarreeya dhanka ragga iyo 36-aad ee ugu sarreeya dhanka dumarka. Hindiya waxay ku jirtaa kaalinta 19-aad ee ugu hooseeya dumarka iyo 21-aad ee ugu hooseeysa ragga Dalka Shiinaha ayaa kaalinta 11-aad kaga jira dhanka dumarka ugu hooseeya halka 52-aad uu ugu hooseeyo ragga Cilmi baare sare Prof Majid Ezzati, oo ka tirsan Imperial College London, ayaa u sheegay BBC: "In badan oo ka mid ah wadamada jasiiradahaan ayaa waxaa hooseeya helitaanka cunto caafimaad leh islamarkana cun toyiinak ay cunaan ay yihiin kuwa aan caafi ma ad ahaan wanaagsaneyn.

Liiska wadamada ay ku nool yihiin dadka miisaankoodu aad u hooseeyo

Wadamada ay ku nool yihiin dadka uu miisaan koodu aad u hooseeyo ayaa waxaa u badan kuwa qaaradda afrika.

Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka dadka ku nool uu miisaankoodu aad u hooseeyo.

liiska dalalka dadka ku nool ay caatada yihiin

Cuntooyinka fudud ayaa kaalin wayn ku leh cayilka xad dhaafka ah

Qoraalka sawirka,

Cuntooyinka fudud ayaa kaalin wayn ku leh cayilka xad dha Warbixinta, oo socotay 1990 iyo 2022, ayaa lagu ogaaday in heerka buurnida uu afar jibaarm ay carruurta iyo dhallinyarada. Dhanka kale dadka waaweyn, heerka in ka bad an labanlaabm ay dumarka iyo halka dhanka rag ga ku dhawaad uu ​​saddex laabmay.

Agaasimaha guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Dr Tedros Adhanom Ghebre yesus ayaa yiri: "Daraasaddan cusub waxay muu jineysaa muhiimadda ay leedahay ka hortagga iyo maaraynta cayilka laga bilaabo marka uu qof ka yaryahay ilaa marka uu weynaado, iyadoo loo marayo cunidda cunto isu dheelitiran, Jimicsiga, iyo qofka oo is daryeel.

Waxa uu intaa ku daray in loo baahan yahay iskaashi dhexmara dowladaha iyo dadweynaha islamarkana"muhiim ay tahay iskaashiga shirkad aha gaarka loo leeyahay, si wax soo saarkoodu u noqdo mid caafimaad leh.

Qoraaga daraasadda Dr Guha Pradeepa, oo ka tirsan Mu'asasada Cilmi-baarista Macaanka ee Madras, ayaa sheegaysa in arrimaha ugu wa aweyn ee caalamka ay halis ugu jiraan inay ka sii daraan nafaqo-xumada ay keento buurnida iyo miisaanka oo yaraada labadaba.

Waxay tiri: "Saameynta arrimaha sida isbedde lka cimilada, dhibaatada uu keenay feyriska Covid-19 iyo dagaalka Ukraine waxay halis ugu jiraan inay ka sii daraan heerka buurnaanta iyo dadka miisaankoodu hoosaadyo labadaba, iya doo kordhinaysa faqriga iyo qiimaha lagu iibsado cuntooyinka nafaqada leh.

Daraasadda oo ay iska kaashadeen 1,500 cil mi-baarayaal, oo kaashanaya WHO, ayaa fala nqeeyay cabbirada dhererka iyo miisaanka ilaa 220 milyan oo qof oo da'doodu tahay shan iyo wixii ka weyn. Waxay khubaradan isticmaa leen cabbir loo yaqaan 'body mass index'.XIGASHO:-BBC

SIDA XISAAB YAR OO QALDANTAY U ABU URTAY SANADKA DHAMMAAN WAAYAY EE UGU DHEER DUNIDA

Sanadkii ay maalmaha ku kordheen

Waxay ahayd xilli uu xuku nka boqornim ada Roomaa nka uu hayay Julius Cea ser, kaas oo bilo ku daray, kuwa na ka reebay. Ujeed ku waxa uu ahaa in sanad ka rejo-la'aanta ah hadda isku dhexyaacsan ee Kalenderka Room aanka la saxo. Laakiin qorsha ha oo dhan waxaa hareey ay mashaakil ka dhash ay qalad dhanka xisaa bta iyo tiriska ah, taas oo ho rseeday tacabka beeraha.

Waxay ahayd mid jahwareer ah marka dabaaldeg yada goosashada la gaadho ee gu’ga badhtankiisa la joogo. Waxay ahayd qarnigii 1aad ee taariikh da milaadiga, sida caadada ah waxay ahayd in ay jiraan khudaar bislaatay oo diyaar u ah in la gurto.

Laakiin beeralayda mid walbaayi beertiisa fiirinaa yo waxaa u cadaatay in ay jiri doonto bilo ka badan kuwii goosashada.

Julius Caesar, Boqorkii Room

Qoraalka sawirka,Julius Ca esar, Boqorkii Ro om Dhib tu waxay ahayd kallandar kii hore ee Roomaanka, ka as oo noqday mid qalafsan xaf ladaha muhiimka ah ee sanadkuna dhashaan iyagoon inaba waxba ka me talayn adduunka dhabta waxa ka socda.

Nidaamkan waxuu ahaa mid Julius rabay in uu wax ka hagaajiyo, wax yarna ma’ahayn midaas oo howshu waxay ahayd ahayd in Boqortooyada Roo maanka kor loo qaado jadwal la jaanqaadaya war eegga dhulka dhidibkiisa maalineed, iyo warreegii sa qoraxda ee sanad. Qorshaha Caeser waxay ina siisay sanad kii ugu dheeraa taariikhda, bilana wax ay ku dartay kallanderka, horeyna way u waday, wa xayna kallanderka ku nabtay xilliyada. Waxay tani ahayd mashruuc aad u weyn, waxaana tani aad ugu dhawaatay in ay weec iso xisaabta cajiibka ah ee Roomaanka.

Ku soo dhawoow 46BC, oo loo yaqaan sanadka jaahwareerka

Maalmahii soonka, ciidaha iyo taariikhaha kale ee RoomaankaMaalmahii soonka, ciidaha iyo taari ikhaha kale ee Rooma ankaWaxa laga yaa baa inay ahayd sannad adag, laakiin maaha mid u adag sidii hore, ayay tidhi Helen Parish, Borofees arad dhanka taariikhda ah ee Jaamacadda Readi ng, ee dalka UK. Kalandarka hore ee Roomaanka waxaa go' aaminaayay wareegyada Dayaxa iyo wa reeg yada sanadka beeraha.

Markaad ku eegto jadwalkan indho casri ah, wa xa laga yaabaa inaad dareento isbedel yaroo gaab an. Waxaa ku jira toban bilood oo qudha, wax ay ka bilaabmayaan bisha March ee gu’ga ku jirta bi sha tobnaad iyo bisha ugu danbaysa ee sanadka waa tan aan u naqaanno Decem ber.

Lix kamid ah bilahaas waxay lahaayeen 30 berri, afarna waxay lahaayeen 31 berri. – Taasoo ka dhig aysa wadar ahaan 304 maalm ood. Inta kale ka warran? "Labada bilood ee sanadka marka aysan ji rin wax shaqo ah oo laga qabanayo goobta [beer aha], kaliya lama xisaabiyo," ayuu yiri Parish.

Qorraxdu way soo baxdaa wayna dhacdaa, laak iin, marka loo eego kalandarka Roomaan ka ee hore, ma jirto maalin si rasmi ah u dha aftay.

"Taas oo ah meesha ay caqabadaha ka bilowda an." Sannadkii 731BC, boqorkii labaad ee Rome, Numa Pompilius, wuxuu go'aansaday inuu hagaaji yo kalandarka isagoo soo bandhigay bilo dheeraad ah si loo daboolo xilliga jiilaalka. "Sababtoo ah waa maxay faa'iidada jadw alka oo daboolaya qayb ka mid ah sanad ka?,"Parish ayaa tidhi. Jawaabta Po mpilius waxay ahayd inuu ku daro 51 maalmood kal landarka, taas oo abuur tay waxa aan hadda u ye erno Janaayo iyo Febraayo.

Kordhintaasi waxay ka dhigtay sanadka kaland arka ilaa 355 maalmood. Haddii 355 maalmood ay u eg yihiin lambar aan caadi ahayn Pompilius si uu u hiigsado, taasi waxay ahayd ulajeedka.

Tiradu waxay tixraacaysaa sanadka dayaxa (12 bilood), oo dhererkiisu yahay 354 maalmood.

Si kastaba ha ahaatee, "sababtoo ah khuraafa adka Roomaanka ee ku saabsan xitaa tiro oyinka, maalin dheeraad ah ayaa lagu daraa si loo sam eeyo 355", ayay yidhi Parish.

Dib-u-habayntan, bilaha ayaa loo habeeyey si ay dhammaan u noqdaan tirooyin maalmo oo kinsi ah, marka laga reebo Febraayo, oo leh 28.

"Sidaa darteed waxaa loo arkaa hoodo-dar ran iyo wakhtiga nadiifinta bulshada, dhaqan ka iyo siy aasadda," ayay tidhi Parish.

Waa horumar wanaagsan, ayay tidhi Parish, laak iin wali waxay ku dhow dahay 11 maalm ood marka loo eego sanadka Qorraxda ee 365 [iyo maalmo ya roo dheeri ah]. "Xitaa kalandarkan la aslay [naa shnaashay] ee laga soo bilaabo Pompilius, aad bay u fudu dahay jadwalka in uu ka baxo isku-sidkan a anta xilliyada."

Qiyaastii 200BC arrimuhu aad bay u xum aade en in wadarta guud ee qorrax-madooba adka lagu arkay Rome waxa aan hadda u qaa dan karno 14-ka Maarso, laakiin waxaa la diiwaangeliyay inuu dhacay 11 Luulyo. Sababtoo ah kalandarka ayaa meeshan ka baxay "si musiibo leh u khaldan", Par ish ayaa dhahaysa, Boqorkii iyo wadaaddadii Rome waxay bilaabeen inay galiyaan bil dheeraad ah.

Qoraaga qadiimiga ah iyo taariikhyahan Suetoni us ayaa ka cawday in " dayacaadda wa daadadu ay muddo dheerayd tan iyo markii ay khalkhal galiyeen [kalandarka], iyaga oo ka faa’iidaysanaya mudnaan tooda ay ku dari karaan bilo ama maalmo raaxaysi, in xafla daha beergooyska aysan iman xagaaga ama kuwa miraha dayrta".

Sannadkii 46BC ayaa mar hore la qorsheeyay Mercedonius, laakiin la taliyaha Kaysar Sosigenes, oo ah cirbixiyeen ka yimid Alexandria, oo ku taal xeebta Mediterranean ee Masar, ayaa sheegay in Mercedonius aanu ku filnayn wakhtigan.

Taladii Sosigenes, Kaysar wuxuu ku daray laba bilo od oo kale oo aan waligood hore loo arag sanadka 46BC, mid ka mid ah 33 maalmood iyo hal 34, si uu u keeno jadwalka taariikhda.

Kordhintan ayaana ka dhigtay sanadka ugu dhe er taariikhda 445 maalmood, oo leh 15 bilood.

Ka dib 46BC, labada bilood ee cusub, Mercedo nius iyo ku dhaqanka bilaha dhexgeliska ah guud ahaan waa la dayacay, maxaa yeelay, dhammaan way wanaagsan yihiin, ma jiri doonto baahi dambe oo loo qabo. "Marka waxaan ku soo laabannay ja dwal u eg kan aan aqoonsannahay," ayay tidhi Par ish. "Waa na mid cajiib ah! Una muuqataa mid la yaqaan."

Dhacdooyinka beerashada iyo dabaaldegyadadiinta ayaa si dhow isugu xidhnaa xilligii Rooma anka

Dhacdooyinka beerashada iyo dabaaldegyada dii nta ayaa si dhow isugu xidhnaa xilli gii Roomaanka Nasiib darro, helis ta kalandarka si uu ula socdo Qor raxda waa hal shay, laakiin in sida as loo ilaaliyo waa mid kale.

Arrintu waxay ka dhalataa xaqiiq ada aan habboonayn ee ah in aan ay jirin tiro ware eg ah oo qurux badan oo maalmo ah (wareegga dhulka) sannadkii (dulmeeridda dhul ka ee qorax da). "Taasi waa meesha dhibaatada oo dhami ay ka bilaabato," ayuu yiri Daniel Brown, oo cirbixiyeen ah kana tirsan Jaamacadda Nottingham Trent, UK. Taas macnaheedu waa dhulku wuxuu ku habboon yahay ku dhawaad rubuc-wareeg dhe eri ah mar kasta oo ay si buuxda u wareegto qorr axda. Markaa ku darista maalin dheeraad ah afartii sa naba mar - bisha Febraayo - waxay gacan ka geys an doontaa hagaajinta is-maandhaafka, Sosig enes uu xisaabiyay.

Waxayna si fiican u shaqayn lahayd, ugu yara an in muddo ah, haddaanay jirin dhibka habka doq onnimada ah ee Roomaanku u tirinayeen sanna daha."Waxay eegaan sanadaha waxayna tiriyaan, hal, laba, saddex, afar," ayay tidhi Parish. "Ka dibna waxay bilaabaan inay tirinta mar labaad afar - si ay u tiriyaan afar, shan, lix, toddoba.

Markaas waxay bilaabaan toddoba - si toddoba, siddeed, sagaal, 10. Markaa waxay si lama filaan ah labanlaaban tirinta hal sannadahaas mar kasta.

Ma qaadanayso waqti dheer in la ogaado in simbiriirixasho ay bilaabanayso inay dhacdo."

Tani waa la saxay boqortooyadii Augustus oo sannadaha [Leap Years] waxay dhaceen afartii sanoba mar halkii ay ka ahaan lahaayeen saddex sanaba mar, ka dibna jadwalka Julian ayaa si fiican u socday.

"Julius Caesar wuxuu ku dhow yahay inuu ku sii socdo meesha jadwalka loo baahan yahay," ayay tidhi Parish.

Waxay noqon kartaa jadwalka kaliya ee loo baah an yahay shaqada, haddii dhulku run ahaantii same eyo rubuc dheeraad ah oo sax ah sannad kasta. Laakiin waa wax aad u gaaban - ilaa 11 daqiiqo.

"Taasi waxay la macno tahay si tartiib tartiib ah, laakiin waxaa hubaal ah inaan wali ka dhamaanayno isku xidhnaantii," Brown ayaa yidhi.

Waxaa la iskudayay in la iswaafajiyo socodka Kalendarka iyo wareegga qoraxda ee dhulka Qoraalka sawirka,Waxaa la iskudayay in la iswaafajiyo socodka Kal endarka iyo wareegga qora xda ee dhulka Xal ku wuxuu yimid wax badan ka dib, 1582 markii Pope Gregory uu sameeyay isbeddelo yar oo dheeraad ah. "Taasi waa waxa dib-u-habaynta kalandarka Gregorian-ka dib loo saxay - iyada oo la tixgelinayo tan iyo la qabsiga jadwalkaas wax yar ka badan, hubinta in aysan ahayn kaliya afartii sanaba mar, laakiin 100kii sano ee kasta waxay hubiyaan inay ka boodaan qaanuunka," Brown ayaa yidhi.

"Laakin markaas waxay xuseen in taasi aysan si buuxda u isu qaban – Waxaa haysataa wakthi bad an oo dheeri. Markaa 400 oo sano kasta, [waxba] kama boodid.”

Taasins waa sababta, tusaale ahaan, sanadka 2000 wuxuu ahaa sanad[Leap Year]: sababtoo ah waxaa loo qaybin karaa 100 iyo 400 labadaba.

"Taasi waxay u egtahay mid hagaagsan oo toos an," ayay tidhi Parish - laakiin tani waa halka ay siy aasaddu ka bilaabeyso qaabeynta muddada.

"Waa kalandarka kaas oo lagu hirgeliyey waree gtadii Papal oo dhab ahaantii aan awood u lahayn meel ka baxsan kaniisadda iyo meel ka baxsan baadariga Rome."

Waxaa jiray dad ka cawday in Pope-ku si wax ku ool ah u xaday 10 ama 11 maalmood oo wakht igooda ah iyagoo hagaajinaya jadwalka, ayay tidhi Parish . Si kastaba ha ahaatee, qarniyadii la soo dhaa fay ayaa dalal aad u badan ayaa qaatay kal and arka Gregorian.

"Laakiin, si sharaf leh, dhammaantood isku mar kuma wada sameeyaan," ayay tidhi Parish.

"Sidaas darteed waxaad hagaajisay jadwalka, laakiin hadda waxaad heshay jadwallo dalal kala duwan oo ku shaqeeya noocyo aad u kala duwan."

Kala duwanaanshiyahan awgeed, "Waxaad heli kartaa xaaladda ugu yaabka badan marka jawaabta Ingiriiska lagu qoray warqad ka timid Isbaanishka ay u ekaan karto in la soo diray ka hor intaan warqaddii ugu horreysay ee Isbaanishka iman," ayay tidhi Parish.

"Maxaa yeelay England ayaa ka horreysa Spain marka loo eego jadwalka."

Markii jadwalka Gregorian si weyn loo ansixiyay oo caalami ahaan la mideeyay, waxay lahayd dho wr kun oo sano oo sax ah oo la dhisay. Laakiin weli ma qummana.

Dhab ahaantii, qiyaastii badhtamihii Qarnigii 56-aad, "qof ayaa madaxiisa xoqaya oo odhan doona, "isug hal daqiiqo, waa inay noqotaa Isniin, laakiin waxay u egtahay Talaado'," ayay tidhi Parish.

"Waxaan u maleynayaa in taasi ay u badan tah ay inay tahay xariiq khalad ah oo aan ku dambayn doonno inaan aqbalno."

Ilaa maalintaas Isniinta ah (ama Talaadada), kal andarka Miilaadiyada ayaa ugu yaraan wax wakthi ah.

XIGASHO:-BBC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip