Madaxweynaha Eritrea iyo dhiggiisa Masar oo ku kulmaya Qaahira

0
Saturday February 24, 2024 - 11:49:45 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Eritrea iyo dhiggiisa Masar oo ku kulmaya Qaahira

    Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa u dhoofay dalka magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kadib Casuumad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi. Madaxweyne Isayas Afwerki ayaa subaxnimadii hore ee maanta w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki ayaa u dhoofay dalka magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, kadib Casuumad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi. Madaxweyne Isayas Afwerki ayaa subaxnimadii hore ee maanta waxa uu u ambabaxay dalka Masar oo uu booqasho rasmi ah qaadan doono muddo saddex maalmood ah. Madaxweyne Isaias Afwerki iyo Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi ayaa ka wada hadli doona sare u qaadida xiriirka labada dal iyo arrimaha Gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee danaha labada dal. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Cismaan Saalax, Wasiirka Arrimaha Dibadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip