HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 18-KA FEBARAAYO 2024-KA

0
Sunday February 18, 2024 - 08:41:43 in Wararka by
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 18-KA FEBARAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Shirka Midowga Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa ma gaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediy ay kulanka, ayaa ku baaqay in la qaado talla abo oyin wadajir ah oo looga hortagayo falalka caq aba dda ku ah nabadda iyo amniga ee ka soo ifbaxaya guud ahaan qaaradda.

Madaxweynaha ayaa markale ku celiyay in aan la aqbali karin talaabooyinka ay Itoobiya dhawaan ku dhaqaaqday, gaar ahaan heshiis kii Is-afgaradka (MoU) ee ay la saxeexdeen Somaliland oo ah gobol ka mid ah Soomaal iya, Madaxweynaha ayaa talla abadaasi ku sife eyay mid baalmarsan sharciyada caalamiga ah iyo Kuwa Afrika islamarkaana aan la aqbali karin.

Labada Gole e ee Baarlamaanka JFS oo kulan wadajir ah uga dooday wax ka bedal ka dastu urka

Guddoomiye ku xigeenka 1aad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Sooom aaliya Md.Cali Shacbaan Ibraahim ay aa shir gudd oomiyay kulanka 13-aad ee wad ajir ah ee Baarla maanka 11-aad ee dalka, wax aana looga dooday wax ka bedalka dastuurka KMG ee dalka.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen ku-xige en nada labada Aqal ee Baarl amaanka JFS, ayaa ajandih iisu ahaa: Dib-u-eegista Dast uurka KMG marxalada 2-ad.

Dhammaystirka ka doodista soo jeedimaha wax ka bedelka Dastuurka CUTUBKA 1-aad: Baaqa Ja mhuuriyadda• QODOBKA 1-aad ilaa 9-aad.

Xildhibaannada 2da Aqal ayaa si furan uga doo day ajandihi Shalay, qodob qodobna u dul istaag ay qodobka 1aad illaa sagaal aad ee Dastuurka KMG ah oo ay doodiisu maalm aha an u furan tah ay Xildhibaannada labada.

Guddoomiye Cali Shacbaan oo soo xiray kula nka ayaa sheegay in la qoray nuxurka do oda Xil dhibaannada iyo aragtidooda, sixid, siiq ayn iyo soo jeedinba, lana sii wadi doono dood da Dastuurka maalinta Isniinta ah.

R/Wasaare Xamsa oo kulamo muhiim la qaatay Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur

iyadda Federaalka Soomaaliya Md. Hamza Ab di Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha lab ada Aqal ee Baa rlamaanka JFS, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixin no kala duw an oo ku saabsan arrimaha amniga iyo dib-u-xorey nta, Arrimaha Siyaasadda loo dhanyahay, Horumar inta dhaqaalaha, maalg ashiga iyo xiriirka dibloma asiyadeed ee aan dunida la leenahay.

Waxaana uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixin gaar ah ka siiyay Guddoomiyeyaasha labada Aqal dadaalka ay Dowladdu galisay difaaca madax-bannaanida iyo Midnimada dhuleed ee Qarankeenna oo ay Itoo biya si gurracan u da macday in ay ugu xad-gudu bto Dalkeena, wax aana arrintaas Dowladdu ka soo hoysay guulo diblomaasiyadeed oo wax ku ool ah.

Xukuumadda #DanQaran oo barnaamijke eda si yaasadeed ee ay horgeysay Baarlama anka uu ka mid ahaa qabyo-tirka Dastuurka KMG ah, ayaa ju hdi dheeri ah galisay sidii das tuurka looga saari lahaa ku-meel gaarnimada, si dalku u yeesho Dast uur dhammeystiran oo ay ku cad-yihiin arrimaha as aasiga u ah Qara nnimada JFS

R/W Xamsa ayaa sheegay in Baarlamaanka 11aad uu ku suntan yahay in uu yahay goleyaashii ugu shaqada iyo dada alka badnaa, iyaga oo meel-mariyay shuruuc dii iyo Xeerarkii ugu badnaa, wax uuna ku bog aadiyay gudo-gelidda doodaha la xiriira dham eystirka dastuurka.

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Muqdisho ka daahfuray barnaamijka shaqo hufan

Guddoomiyaha G/Shacabka Baarlamanka JFS ahna Ku-simaha Mad axweynaha Mudane She ekh Aadan Maxamed Nu ur (Madoobe) ayaa Shalay da ahfuray Bar naamijka Shaqo Hu fan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Sha qada iyo Arrimaha Bulshada XFS. Furitaanka munaasabadda waxaa goog joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Sha qada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Md. Maxamed Cilmi Ibra ahim, Wasiirka Xanaannadda Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Md.Xasan Xuseen Maxamed (Eelaay), Xildh ibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, hay’adaha kala duwan ee deeq-bixiya asha ah, Rugta Ganacs iga Soomaaliyeed, Ururka Shaqaalaha Addu unka (ILO) iyo madax kala duwan oo munaasa bada lagu casuumay.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Shaqada iyo Bulshada Xukuumadda Federaalka Sooma aliya Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim, oo faafaahin ka bixiyay, Barnaamijka Shaqo Hu fan, ayaa waxaa uu sheegay in mashruuc an ay Wasaaradda kormeeri doonto, isagoona xusay in shaqaalaha wax-qabad koooda lagu abaalmarin doono xuquuqda shaqal aha Soom aaliyeed.

Guddoomiyaha oo gunnaanadka munaas abad da soo xiray ayaa si rasmi ah u furay Bar naamijka Shaqo Hufan, isagoona khudbad uu ka jeediyay ku sheegay in shaqaalaha Soom aaliyeed iyo dhaliny arada ay bartaan xirfado kala duwan oo ay ku shaq eystaan, Wasaarad duna ay bilowdo tababaro dhali nyarada lagu baraayo xirafado shaqo. Waxaana uu tilmaa may in shaqaalaha cadaalad loo sameeyo si shaqada ay u hufnaato.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Soo Ba xay Shir Madaxeedka Midowga Afrika

Dowladda federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo baxay isa goo careysan Shir Madaxeedka Midowga Afri ka ee Shalay ka furmay magaalada Addis Ab aba isago dib ugu laabtay magaalada Muq disho. Dowlada So omaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Ethiopia in ay isku dayday in ay car qaladeyso wafdi ka socda dowladda Soomaal iya oo uu hoggaminayo Mad axweynaha Soo maaliya Xassan Sheekh Maxamud oo ka qeyb galayay Shir Madaxeedka Midowga Afrika.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hore u shee gay in askar hubaysan ay hoteelkiisa jo ogeen. Wu xuu intaa ku daray in ay noqotay in uu soo raaco gaadiidka madaxda kale ee shirka ka qayb galaysa. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyay BBC -da ayaa sheegay in ciidamo hubeysan ay is hortaa geen isagoo doonayay inay galo xaru nta Midowga Afrika ee shirku uu ka socday.

"Shalay markii aan isku diyaariyey in aan im aado kulanka albaabadu u xiran yihiin ee shir mada xeedka, ciidanka amaanka ee Itoobiya ayaa is hort aagay halkii aan mari lahaa. Wax ay ii diideen ina an hoteelka ka soo baxo, oo a an gaadiidkeyga ku aado halka uu shirku ka dhacayey.

Qoraal ay soo saartay dowlada Federalka Soo maaliya ayaa ku tilShalayy falka ay Itoo biya ku kac day mid aan diblumaasiyad ahayn. "Ficilladan waa kuwo burinaya dhammaan hab maamuuska diblu maasiyadeed ee caala miga ah, iyo dhaqamm ada Midowga Afrik a” ay aa lagu yiri qoraal ka soo baxay dowlad da Soomaaliya.

Qoraalka dowladda Soomaal iya ayaa lagu cambaareeyay ficilka Ethiopia, iyadoo dhinaca kale loogu baaqday Midowga Afrika in ay baaraan sida arrintan ay ku dhacday.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in wakhti dheer ay ku qaadatay in aan ka baxo hotel ka uu ka degenaa Addis Ababa balse ugu dambey ntii uu ku tegey goobta shirka uu ka dhacayay gaa diidka madaxweyne kale.

"Mar kale markii aan nimid xarunta midow ga Afrika, annagoo laba madaxweyne ah, mad axweyn aha Jabuuti iyo aniga ayaa mar kale nalaga hor ista agay in aan galno xarunta mido wga Afrika.

Askar qoryo wadata ayaa horteenna istaagt ay, waxayna noo diideen in aan halkan guda ha u gal no.”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sh. Hase yee shee dowlada Itoobiya ayaa diiday e edeymaha ay dowlada Soomaaliya u soo jee disay.

Afhayeen u hadashay xafiska Ra’iisulwa saare Abiy Axmed, Billene Seyoum ayaa u sheegtay wa kaaladda wararkan AFP in Ethio pia ay soo dhow eyn diirran u sameysay Mad axweyne Xassan ayna u maamuustay si heer sare ah oo la mid ah sida ay u sameyso mad axda dowladaha dalkaasi u yimid shir madaxe edka.Xigasho:Jowhar.Com

SHARIIF oo xaadiray kulanka BF Sooma aliya + Qorshiisa

Madaxweynihii hore ee dowladda KMG ah ayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Shalay iska xaadiriyay kulanka wadajirka ah ee xildhibaanada labada Gole Baarlamaanka So om aaliya, kaas oo looga doodayo wax ka bee dalka dastuurka. Shariif oo ah Md.ka tirsan Golaha Shacab ka ayaa sidoo kale kamid ah siya asiyiinta sida wayn uga soo horjeedo arrimaha soc da ee wax ka beddelidda dastuurka dalka.

Ujeedka madaxweynihii hore ee dalka ee ka qayb-galka kulankan ayaa ah inuu qayb ka noqdo doodda socoto ee Baarlamaanka, si uu sii wado qor shihiisa diidamada ee ku aadan arrimaha dastuurka oo xilligan ay si weyn isu gu hayaan Villa Soomaa liya iyo Mucaaradka.

Madaxweyne hore Sheekh Shariif ayaa marka uu tegay xarunta Baarlamaanka ka bil aabay dhaq-dhaqaaq xoogan isaga oo gooni gooni ula shiray xil dhibaanada Baarlamaanka.

Horay Sheekh Shariif Sheekh Axmed ay aa u shaaciyay mowqifkiisa ku aadan wax ka beddalka dastuurka iyo sida uu u diidan yahay in xilligan loo dhaqaaqo.

"Dustuurku, waa sharciga ugu sarreeya da lka, waxa uu quseeyaa cid kasta, hab raaci isuna waxa uu leeyahay muhiimad aad u wayn, ku dhaqan iyo ixtiraamna waxa uu ku mutaystaa habka loo sameeyo” ayuu horay ugu yiri qoraal uu soo saaray Sheekh Shariif.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Marxaldda lugu jiro darteed madaxda qaranka waxaa wa ajib ku ah inay raacaan sharciga kana foga adaan wax kasta oo baal marsan sharciga”. Doodda Baarlamaanka iyo wax ka beddelki isa waxaa sidoo kale si weyn uga soo horjeed da Puntland oo weli khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo dowladda federaalka Soomaal iya.


Xildhibaan ugu baaqay beesha Macallinka laga dilay inay u dilaan wiil kale

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka tirs an G olaha Shacabka Soomaaliya, isla mark aana ay isku beel yihiin Macallinkii dhowaan la gu dhex dilay Iskuulka Siidii ee degmada Wa dajir ayaa si adag uga hadlay falkaasi argag axa leh.

Xildhibaanka ayaa beesha uu kasoo jee do ee Baadicadde ugu baaqay inay jawaab ka bixiso falka lagu dilay Macallinka, isaga oo ka dalbaday inay u dilaan wiil kale, sida uu hada lka u dhigay.

"Beesha aan ka dhashay ee laga dilay Mac all inka lagama laandheereysno Macallinka la dilay wiil ha u dilaan, xittaa walaalkii haloo dilo” ayuu iri Xildhibana Khaliif.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in eedeysana ha dilka gaystay uu u baxsaday dhanka gobo lka Sha beelaha Dhexe, ayna ka war hayaan dhaq-dhaqaa qiisa.

"Waxaan maqalnay inuu ka baxsaday isku ulka, una baxsaday gobolka Shabeelaha Dhe xe, waana rajeynayaa in lasoo qabto” ayuu kusii daray.

Dhankiisa Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macal limuu oo ka hadlay dilka Macallin Cabdir axmaan Macaloow Abiikar ayaa farriin u diray beesha uu kasoo jeedo eedeysanaha, wuxuu na ugu baaqay inay iska soo dhibaan, si cad aaladda loo horgeeyo.

"Reerka dilay Macalin Macloow ee Abgaal haddii iyaga aan wax ka dili laheyn waa na gabogabeyn lahaayeen” ayuu isna yiri Xildhib aan Maxamed Ibraahim Macallimuu.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo Shalay ehellada Macallinka ay dibad-bax ca basho ka dhigeen afaafka hore ee isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu weli yaallo Maydka Marxuumka oo la geli yay Firinjeer, wuxu una sugayaa weli cadaala dda

Wasiir Balcad " Itoobiyaanku waxay isku daye en inay madaxweynaha ka joojiyaan shirkii uu Shalay ka qeybgalaayey”

Siihayaha wasiirka Arrimaha Dibadda ah na wasiiru dowlaha wasaaradda ee Xukuumad da Fed eraalka Soomaaliya mudane Cali Cum ar (Cali Balc ad), oo wareysi siiyay warbaahin ta Qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay isku day ay dowladda Itoob iya ku dooneysay inay Madaxwe yne Xasan She ekh ay kaga baa jiso shirka madaxweynaya asha da lalka Afrika oo uu doonaayey inuu ka jeediyo khud bad ku aadan xad-gudubka dowladda Itoobiya ay ku sameysay madax bannanida iyo midnimda ja mhuuriyadda Soomaaliya kadib is afgarad be enaad ay kala saxiixdeen abiy Axmed iyo Muuse Biixi.

"Madaxweynaha Shalay markii uu damcay inuu aado shirka ayaa waxaa su’aal ka timid dhinaca am niga oo ku aadan cidda madaxwe ynaha baabuurka la raaceysa, Itoobiyaanku waxay ku doodeen inay iyagu la raacaya an, iyaga oo hubeysay, Annag una aan ku doodn ay in ciidamadeenna aan annagu wadano inay la racayaan taas ayaana keentay inuu soco dka madaxweynaha uu dib u dhac ku yimaad o” ayuu yiri wasiir Cali Cumar (Cali Balcad).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Max amuud oo kaga qayb galay furitaanka shir ma daxeedka 37-aad ee Midowga Afrika gaar ah aan shirka madaxw eyneyaasha ayaa ka jeed iyay khudbad uu kaga hadlay xaaladaha ka soo cusboonaaday gobolka, waxaana ku baa qay in la qaado tallaabooyin wad ajir ah oo loo ga hortagayo falalka caqabadda ku ah naba dda iyo amniga ee ka soo ifbaxaya guud aha an qaaradda.

Madaxweyne Xasan shekh ayaa madaxw eynay aasha dalalka afrika u sheegay in aan la aqbali karin talaabooyinka ay Itoobiya dhawa an ku dhaq aaqday, gaar ahaan heshiiskii Is-afgaradka (MoU) ee ay la saxeexdeen Somalil and oo ah gobol ka mid ah Soomaaliya,Ma daxweynaha ayaa tallaa badaasi ku sifeeyay mid baalmarsan sharciyada caalamiga ah iyo kuwa Afrika islamarkaana aan la aqbali karin.

Wasiirk Balcad "Madaxweynaha ayaa xill igii qadada kadib kulamo gaar gaar ah la yee shay madaxdii shirka joogtay, asaga oo kulan la yeeshay Moussa Faki oo ah shir guddoon ka Midowga afrika oo uu kaga dacwooday dhacdadii Shalay. Intaas ka dibna madaxwey nuhu waxa uu go’aansaday inuu dib ugu soo laabto dalkiisa, iyada oo awalba qorshu hu ah aa in uu hal maalin uu soo joogo Addis Abab”.

Shirka 21-aad ee wasiiradda maaliyadda DFS iyo dowlad goboleedyada oo Muq disho ka furmay

Waxa Shalay ka ka furmay magaalada Muqdi sho kulan ay isku yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaal iya, Dowlad Gobole edyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha horumarinta dhaqaalaha, ha nnaanka Maaliyadda Dalka iyo mideynta canshuur dalka.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo si rasmi ah shirka u furay, ayaa sheegay in uu muhiim yahay shirkaan ay isagu yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Federaalka iyo heer Dwlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir. Wa siirka Maaliyadda ayaa sheegay in inta shirka an uu socdo ay dooddooda diiradda ku saari doonaan arrimaha mudnaanta u leh Horuma rinta Dhaqaalaha dalka, mideyn hannaanka canshuuraha, hannaanka sii xoojin kadib bar nbarnaamijka Deyn laga cafiyay Soomaali ya ee loo yaqaano HIPC.

Shirkaan Wasiirada Maaliyadda dowladda Federaalka,dowlad Goboleedyada iyp Gobol ka Banaadir ayaa looga hadli doonaa mashaa riicda horumarineed ee Bangiga adduunka uu ka taageero guud ahaan Soomaaliya iyo wad aaga Khey raadka.

Shirkaan oo ah kii 21aad ee ay isagu yimaadeen Wasiiradda Maaliyadda Federaa lka iyo dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Ba naadir ayaa la filayaa in berri la soo gaba-ga beeyo iyadoo Warm utiyeedka laga soo saari doono. Shirkaan ayaan waxan ka qeybgalayn Wasiirka Maaliyadda dowla dda Puntland ink asta oo shirka lagu caasuuumay.

Madaxweynaha Somaliya oo Addis Ababa kula kulmay diblomaasiyiin Carbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xas an Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ayaa gelinkii dambe ee Shalay la kulmay Wasiir Kuxige enka Arrimaha Dibadda Masar, Safiirada Carabta u fadhiya Mido wga Afrika iyo Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa uga warbixiyay dadaalada dowlad dhisidda Somaliya ee hadda socda iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed ee Som aliya iyo dalalkooda, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay barta Villa Somalia ee X.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay taageerada Jaamacadda Carabta ay la garab taagan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya. "Madaxwey naha ayaa uga mahadceliyey taageerada hagar la’aanta ah ee Jaamacadda Carabta ay siiso mada xbannaanida, midnim ada iyo wadajirka dhuleed ee Somaliya.” Ayaa lagu yiri qoraalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Shalay Magaa lada Addis Ababa kaga qaybgalay Shir Madaxeed ka 37aad ee Midowga Afrika.

Madaxweynaha ayaa Addis Ababa tegay, xilli ay taagan tahay xiisadda diblomaasiyadeed ee Som aliya kala dhaxeysa Itoobiya, ee ka dhalatay heshii skii is afgaradka ahaa ee ay 1-dii bishii January kala saxiixdeen Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kaas oo Itoobiya u ogolanaya in laga kireeyo marin badeed.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka digay xeerka doorashooyinka ee Shalay la ansixiyay

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ca bdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa shee gay in xeerka doorashooyinka ee Shalay golaha guurtidu ansixiyeen uu yahay mid dhaa wacaya midnimada Somaliland.

Saylici ayaa yidhi "Shalay waxa la an sixiy ay xeer dano gaar ah u adeegaya, oo aan u adeegayn danta guud ee um ada reer Somalil and, xeerkan la ansi xiyay qayb kamid ah bul shada ayuu xaqooda duudsiyaya, waxan leey ahay xeerkaasi yuuna mar labaad qaranka jar ka tuurin".

Waxa uu sheegay in xeerka Shalay la ansixiyay uu ahaa mid duu duub lagu ansi xiyay oo aan marnaba xildhibaanada loo ogola an in ay akhriyaan, isla markaana uu khatar yahay "Waxan hubaa hadii aan xeerka laga gurmanin in doorasho la eedaa ay ka dhici doonto qaranka Somaliland.

Madaxweyne ku xigeenka iyo saraakiil kale oo kasoo jeeda gobolka Awdal ayaa ka biyo diidsan qodob sheegaya in ururadu ay u baah anyihiin in ay 20% codadka guud ka helaan gobol kasta si ay xisbi buuxa u noqdaan.

Sidookale, waxa ay rabaan in ururada gu ush ooda lagu saleeyo cod hal dheeri ah, oo ay mac naheedutahay in 3da urur ee hela codad ka ugu badani ay noqdaan xisbiyo rasmi ah.

Xukuumada Somaliland iyo xisbiga UCID, ayaa iyaguna raba in ururadu ay kusoo bax aan cod hal dheeri ah, halka xisbiga Waddani iyo ururka Kaah lagu eedaynayo in ay dabada ka riixaya qodobka sheegaya in ururadu ay 20% codadka guud gobolk asta ka helaan.


Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfa ahin dheeraad ka bixisay howlgal Habeen hore ka dhacay deegaanka Kuntawaarey ee gobo lka Sh/ Hoose, kasoo ay iska kaasha deen ciidanka dowla dda iyo saaxiibada Caala mka.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan oo dhinaca cirka ah ayaa lala beegsaday goob ay isku aruurs anayeen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab.

War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Feda raalka ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay 7 ka mid ah Ururka Al-shabaab, isla markaana lagu dhaawacay afar kale oo ay ku jiraan horjoogayaal aanan wali magacooda la shaacin. "Howlgalka oo ahaa Duqayn dhinaca cirka ah ayaa Habeen hore abaaro 11:30 habeenimo ka dhacay goob ay ku aruursanayeen male eshiy aadka Khawaarijta. Howlgalkaas ayaa cado wga lagu gaarsiiyey khasa aro, iyada oo 7 dha gar qabe nolosha lagu dhaaf iyey halka dhaw aca uu yahay 4, horjoogeyaal ay aana qeyb ka ah" ayaa lagu yiri qoraalka kasoo bax ay dowla dda.

Howlgalkaan dhinaca cirka ah ee Habeen hore ka dhacay deegaanka Kuntawaareey ee gobol ka Shabeellaha ayaa la sheegay ineysan wax khas aare ah kasoo gaarin dadka shacab ah.

Weerarkaan Habeen hore ka dhacay Kuntawaare ey ayaa kusoo aadaya, iyadoo sidaan oo kale wee rar duqeyn ah Habeen hore ciidamada dowladda iyo saaxiibada Caalamka ka fuliyeen duuleed ka de gmada Galcad ee gobolka Galgaduud, kaasoo dowladdu ay sheegtay in khasaare xoogan lagu ga arsiiyay xubno ka tirsan Al-shabaab oo halkaas ku sugnaa.

DFS oo wada qorshe ay ku keeneyso ciid amo cusub oo bedelaya kuwa ATMIS

La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen She ekh Cali ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Federaa lka Soomaaliya ay dalka ku keeneyso ciidamo cus ub oo ka imaanaya dalal shishe eye, kuwaasi oo bedel u noqon doona ciidam ada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS.

Xuseen Sheekh ayaa sheegay in ciidama da cusub ee la qorsheeynayo inay dalka yima adan ay ka shaqeynayaan oo kaliya inay ilaali yaan kaaba yaasha muhiimka ah, sida garoom ada diyaarad aha, maadaama ay ciidanka ATMIS uu waqtigooda sii dhamaanayo. Wuxuu intaas kusii daray La-taliya ha Am niga Qaranka inay dowladda Federaalka ay wa do wada-hadalo ku aadan hadalka ay ka imaa nayaan ciidamadan, kuwaasi oo laga yaa bo inay qeyb ka ahaadaan ciidamadii hore ee ATMIS.

Isaga oo sii hadlaayay Xuseen Sheekh Cali ayuu tilmaamay in laga yaabo ciidamada imaanaya dalka inay ku shaqeeyaan magaca Midowga Afrika, inkastoo aan wali si rasmi ah loo shaacin imaan shahooda.Ciidamada la qorsheeyay oo tiradooda la gu she egay 3,000 ilaa 8,000 oo askari, ayaa la fila yaa inay ka howlgalaan Soomaaliya muddo 12 bilo od ah, iyadoo lagu saleynayo xaaladda ammaan ee dalka. Ciidamadan ayaa si gaar ah uga shaqeyn do ona inay u ilaaliyaan kaabayaasha muhiim ka ah ee ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, sida Garoonka diyaaradaha iyo Dekadda iyo Garoom ada kale ee maamul Goboleedyada.

Maxay ka wada hadleen Wasiir Cali Balcad & Xoghayaha Ganacsiga Midowga Africa?

Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasaa radda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya ayaa la kulmay Xoghay aha guud ee aagga ganacsiga Xorta ah ee Midowga Africa ee loo yaqaano AFCTFA.

Wasiiru Dawlaha ahna sii hayaha Wasiirka Wa saaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caa lamiga ah ee XFS Md. Cali Cumar "Balc ad” oo ka qeyb galaya meertada 37-aad ee M/ Africa ayaa kul an gaar ah la yeeshay xoghay aha Guud ee aaga ganacsiga xor ta ah ee Mid owga Africa Wamkele Mene.

Kulankan ayaa looga wada hadlay muhiima da uu ganacsiga xorta ah u leeyahay ganacsat ada kala duwan ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soom aaliya iyo dhamaan dalalka Africa, isla markaana loo baahan yahay in la dar-dar geliyo arrimaha la xiriira ganacsiga xorta ah iyo in Soomaaliya ay meel mariso ka mid noqo shada suuqa ganacsiga xorta ah ee Africa.

Wasiir Cali Balcad, ayaa dhankiisa tilma amay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya ay u di yaarsan tahay xiligan sidii ay ula jaa nqaadi lahayd dunida casriga ah gaar ahaan is dhex galka ganac siga africa, isla markaana ay dedaal xoog leh ku bixinayso kor u qaa dista xiriirka ganacsi ee Soom aaliya kala dhe xaaya dalalka Africa iyo caala mka intiisa kale.

Booliiska oo Muqdisho ku qabtay nin kufsaday Gabdho uu adeer u ahaa

Ciidanka booliiska Soomaaliya ee ka how lgala magaalada Muqdisho ayaa Shalay gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay in uu ku fsi u geestay la bo gabdhood uu adeer u ahaa oo ay dhashay xaaskii uu ninkan qabay.

War kasoo baxay taliska booliiska qeybta gobo lka Banaadir ayaa lagu sheegay in ay soo qabteen ninkan ku eedeysan in uu Shalay kufsaday labada gabdhood uu adeerka u ah aa, kuwaa oo kala jira 10-sanno iyo 18-sanno.

”Ciidanka boliiska ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane la sheegay in uu kufsi ugu gaystay degmada Dharkeenley labo gabdhood oo xaaskiisu dhashay 17-02-2024 abaaro 8:40 am. Dhibanaya asha ayaa da’doodu tahay 18 jir iyo 10 jir” ayaa la gu yiri warka booliiska.

Ciidanka booliiska ayaa sheegay in eedeys ana ha kufsaday gabdha uu adeerka u yahay ku socoto baaritaan, waxa ayna xuseen in ba aritaanka ka dib loo gudbin doono laamaha caddaaladda si ninkan loogu qaado eeda dam biga uu galay.

Dhacdooyinka argagaxa leh ayaa muddo oyinkan kusoo badanaya magaalada Muqdi sho iyo qaar kamid ah gobolada dalka, waxaa na horey u jir ay kiisas la xariiray rag xaassak ooda gubay sidoo kale gowracay iyo haween iyana raggii qabay dilay.

Faah faahin: Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Degmada Galcad

Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka loo yaqaan ayaa Habeen hore duqeyn ka fuli say duleedka degmada Galc ad ee Gobolka Galga duud ee Maamulka Galmudug, halkaasi oo la sheegay inay ku sugnaayeen dagaalama yaal ka tirsan Al-Shabaab.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in duq eynta lagu beegsaday saldhig sida la tilm aam ay ay joogeen xubno kamid ah Al-Shabaab, isla markaana waxaa duqeynt aasi ka dhac day duleedka degmada Galcad ka dhash ay khasaaro kala duwan.Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay in we erarkan lagu burburiyay goobaha la duqeeyay, uu na jiri khasaaro, inkastoo aysan faah faahin intaas ka badan oo aan laga bixin weerarka dhanka cirka ah ee Habeen hore dhacay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in ciidan ka xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ee macwii sleyda ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka wadaan qaybo badan oo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.

Si kastaba, ha’ahaatee Muddooyinkii u da mbee yay ayaa waxaa howlgallo culus oo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ka socdeen gobo llada dhexe ee dalka, kuwaas oo lagu xoreey ay dhul ballaaran oo markii ay hore ay ku sugnaayeen Shabaabka

Nin Soomaali ah oo ku sugan Maraykanka oo lagusoo oogay inuu katirsan yahay Daacish

Nin Soomaali ah oo haysta dhalasho Mareykan ah ayaa wajahaya eedeymo ka dib markii lagusoo oogay in uu taageero u fidiyay kooxda Daacish, isagoo tababar militari kusoo qaatay xero ciidan oo Daacish ay ku leedahay Soomaaliya.

Dacwadda ayaa la gu sheegay in Xarafa Xu een Cabdi oo 41 jir ah oo ka yimid magaa la da Minneapolis, lagu soo oogay dacwad ku saabsan inuu maleegay inuu taageero agab ah u fidinayo urur argagixiso oo caalami ah.

Waaxda caddaaladda ee dowladda Marey kan ka ayaa sheegtay in ninkan dhawaan loo taxaabay xabsi dibadda ah ka hor inta aan Khamiistii dib loogu celin gudaha dalka Mare ykanka.

Sida lagu sheegay dacwadda, Ninkaan ayaa ku biiray ISIS, waxana uu si firfircoon u caawiyay dad aalka dacaayadda ee kooxda Daacish si ay u faa fiso fikirkeeda.

Dacwadda ayaa lagu sheegay in ninkaan uu ka guuray Minnesota, isagoo u soo guuray Soomaaliya sanadkii 2015 si uu ugu biiro koox da Daacish ee ka dagaalanta degaanada maa mul goboleedka Puntland.

Madaxweynaha Mareykanka oo ka falceliy ay geerida hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ka falceliyey geerida hoggaamiya ha mucaar adka ee dalka Ruushka, Alexey Na valny, kaas oo geeriyooday maalintii Jimcihii.

Madaxweyne Biden ayaa ku eedeeyey madax weynaha Ruushka Vladimir Putin in uu ka mas’uul ahaa geerida hoggaamiyaha muc aaradka Ruu shka. Saraakiisha ma amusha xabsiya da Ruush ka ayaa sheegay in hogga amiyaha mucaar ad ku uu ku geeriyooday goobtii lagu hayey. Ma na jirto cid si madaxbanaan u xaqiijisay arrin tan.

Warbaahinta Ruushka ayaa ka soo xigatay qaar ka mida masuuliyiinta maamusha xabsi yada Ruushka, oo u sheegay in gargaar caafi maad loo dalbaday balse ay badbaadin kari waayeen.

Navalny ayaa ahaa shakhsi si weyn uga soo horjeeda siyaasadaha madaxweyne Putin.


SOMALILAND oo gacanta kusoo dhigtay haweeney ‘aflagaadeysay’ ALLAAH

Ciidamada ammaanka ee maamulka Som ali land, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa Shalay gaca nta ku dhigay haweeney muqaal ku faafisay baraha bulshada, ayada oo afl aga adeyneysa Ilaahey, fa lkaas oo dhaliyay caro xoogan.

Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in baadi-goob dheer, kadib lasoo qab tay haween eydaasi oo lagu magacaabo Huda Cawaale Xirsi.

"Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Huda Cawaale Xirsi oo dhawa an muuqaal ay faafisay caayaysay illa ahay.!” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Sidoo kale Booliska ayaa tilmaamay in eed eysa naha si deg-deg ah loo horgeyn cadaa ladda, si looga qaado tallaabo adag oo shar ciga waafaqsan.

"Hawlgal iyo baadhid dheeriya Ciidanka Boo lisku sameeyay ayuu inantaasi kusoo qabtay , isagoo gudanaaya waajibaadkiisa sha qo ee ciidankuu xilsaaran yahay, Waxanan degd eg u horgeyn doon naa Sharciga haddii eebbo id mo” ayaa markale lagu yiri warsaxaaf adedka.

Dhanka kale taliska ciidanka Booliska So malil and ayaa farriin u diray shacabka, wuxu una ugu baqay inay ka fogaadaan wax kasta oo kasoo horje eda Diinteenna suuba.

"Taliska Ciidanka Boolisku wax uu bul shada Jamhuuriyadda Somaliland ugu baaqa yaa inay ka fogaadaan arrimaha noocaasa ee kasoo horjeeda Islaamnimada iyo Diinteenna suubban” ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraa lka kasoo baxay ciidanka Booliska Somaliland.

Howlgalkan ayaa si wyen loogu bogaadi yay Booliska Somaliland, maadaama uu ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay eedeysanaha oo la filayo in la horgeeyo maxkamad.

aaliya.

Xeerarkii doorashada ee muranku ka taag naa ee Somaliland oo Shalay go’aan laga gaaray

Golaha Guurtida ee maamul goboleedka Somalil and ayaa Shalay oo Sabti ah si aqlabiy ad leh ku ansixiyay xeerarka doorashooyinka ee muddada dheer muranka badan ka taag naa meel marintiisa

Xildhibaanada Somaliland ayaana dood dheer oo horey looga yee shay kaddib xeerkan Sha lay ansixiyay, waxaana oggolaaday xeerk an 66-xildhibaan, halka uu ka aa usay hal xildhibaan oo kaliya, mana jirin xildhibaan dii day sida guddoonka shaaciyeen.

Meel marinta xeerkan muranka badan ka taag naa ayaa gogol xaar u noqoneysa dooras hada la filayo in deegaannada maamulka So malilnad ka qabsoomaan 13-ka bisha Novem ber ee sannadkan 2024.

Xeerka doorashooyinka maamulka Somali lnad oo dhoor mar hore la horgeeyay golayaa sha ma amulka Somaliland ayaa dib loo celiy ay, waxaana xeerkan ugu dambeyn lagu sam eeyay isbadalo, taa oo keentay in Shalay gola ha Guurtida ay meel mariyaan.

Madaxweyne Emmanuel Macron oo albaab ada u furay in Falastiin loo aqoonsado Dowlad

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emman uel Macron, ayaa shaaciyay hadal ay si weyn ugu riyaaqe en una soo dhaweeyeen sha cabka reer Falastiin, oo mud do dheer raadinayay in ay noqdaan dowlad rasmi ah oo la aqoonsa do.

Emmanuel Macron ayaa si rasmi ah u shaa ciyay in hadda kaddib aysan aqoonsiga Falastiin ma mnuuc ka aheyn dalka Faransiis ka, isa goona cad deeyay in dowladiisa ay go’a an ka gaari karto haddii ay Israa’iil diido deda alada lagu doonayo in lagu helo labada dowlad. ”Aqoonsiga Faransiiska ee hal dhinac ah wax badan kama beddeli doono xaaladda dhu lka iyada oo aan la helin wada xaa jood dhab ah, laakiin waxay miisaan culus leeda hay mar ka la eego owqif iyo diblomaasiyad ahaan ba” ayuu yiri madaxweyne Macron.

Ra’isul Wasaaraha Yahuuda Israa’iil ayaa horey u shaaciyay in ay kasoo horjeedaan in Falastiin do wlad loo aqoonsado, waxa uuna si cad u diiday in Falastiin madax-banaani hesho ayna noqdaan dowlad la aqoonsan yahay.

Xuuthiyiinta oo burbur u gaystay markab ganacsi oo laga leeyahay Ingiriiska

Xoogaga Xuuthiyiinta Yemen ayaa gantaalo ku ga raacay markab nooca saliidda qaada ah oo laga leeyahay dalka Ingiriiska. Afhayeenka Militariga Xu uthiyiinta, Yahya Saree ayaa sheegay in gantaal ada lidka maraakiibta ay la beegsadeen markabka booy adda saliidda ee PO LLUX.

Afhayeenka ayaa sheegay in habeenkii Khamii sta ay gant aaladooda halee leen markabkaasi, oo marayay sida uu yiri Gacanka Cadmeed.

Shirkadda Amniga Badda ee Britain (Ambrey) ayaa xaqiijisay in markabka uu burbur soo gaaray, balse ay badqabaan shaqaalihii la socday.

Markabkan oo watay Calanka Panama ayaa ku sii jeeday dalka India, sida ay Jimcihii xaqiijisay Wa saaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka.

Wasaaradda ayaa sheegtay in gantaal laga soo tuuray dalka Yemen uu ku dhacay markabkaasi, oo sida ay sheegtay marayay Badda Cas. Yahya Sa ree, Afhayeenka Militariga Xuuthiyiinta ayaa ku han jabay inay sii wadi doonaan weerarad ooda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, inta ay Israel ka soo afjareyso duulaankeeda Gaza.

Xuuthiyiinta ayaa muddooyinkii ugu dambeysay weerarayay maraakiibta laga leeyahay dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska, ka dib markii ciidamado oda ay bilaabeen inay duqaymo ka gaystaan dalka Yemen. Hoggaanka Xuuthiyiinta ayaa bartamihii bishii December ku dhawaaqay in ay bartilmaam eed yihiin maraakiibta laga leeyahay Israel iyo kuwa kale ee ku sii jeeda Dekedaha Israel.

Mareykanka iyo Ingiriiska oo isku dayaya in ay qaadaan go’doominta lagu hayo Dekedaha Israel ayaa bishii January bilaabay inay weeraro xagga cirka ah ka gaystaan dhulka ay maamulaan Xuu thiyiinta, si ay u joojiyaan gantaalada ay soo ridaya an xoogagooda, ha yeeshee tani ayaa keentay in Xuuthiyiinta ay ballaariyaan weerarado oda.Duqay maha ka dhanka ah Xuuthiyiinta Yemen oo uga sii dartay xiisadda Badda Cas ayaa inta badan shirka daha waaweyn maraakiibta ee Ingiriiska iyo Mareyk anka ku riixday in ay ka weecdaan isticmaalka ma rin biyoodkaasi muhiimka ah.

KUMUU AHAA NINKII DORRAAD GEERIYOODAY EE SIDA WEYN UU UGA CABSAN JIRAY MADAXWEY NAHA RUSH KU ?

Navalny ayaa ku tilmaamay xisbiga Putin ee maamulo dalka Ruushka in ay yihiin "tuugo”.

Qoraalka sawirka, Navalny ayaa ku tilmaamay xisbiga Putin ee maamulo dalka Ruushka in ay yihiin "tuugo”. Ciidanka ilaalada xabsiyada Ruushka ayaa ku dhawaaqay dhimashada hoggaamiyihii mucaaradka ugu muhiimsanaa Ruushka obankii sano ee la soo dhaafay, Alexei Navalny oo 47 jir ahaa.

Navalny, oo ay dad badani u arkayeen inuu ya hay ninka ugu dhaleecaynta adag marka laga had layo Madaxweyne Vladimir Putin, ayaa xukun 19 sano ku qaadanayay xabsi fog oo ku yaalla gobolka Arctic, ka dib markii lagu helay eedaymo ah "xagj irnimo”, taas oo dad badan arkayeen in ay tahay "mid siyaasadaysan”.

Maamulka xabsiga ee gobolka Yama ee Arctic ayaa sheegay in "maxbuus Navalny uu dareemay xanuun, isla markiibana miyir beelay. Kooxaha am ba laasta ayaa xaqiijiyay dhimashada maxbuuska iyo sababaha dhimashada waa la xaqiijinayaa." ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay ciidanka ilaalada xabsiyada Ruushka.

Qoraalka kasoo baxay ayaa intaa ku daray in kooxda caafimadka ay isku dayneen in badbaadiy aan maxbuuska balse aysan u suurta galin.

Alexei Navalny waxa uu ku dhashay bishii June 4, 1976 ee degmada Byten ee Moscow, waxa uu bartay cilmiga sharciga, waxaanu ka qalin jabiyay jamacada Moscow 1998.

Sidoo kale waxa uu waxabarsho iyo booqasho u tagay jaacamada ku taalla dalka Mareynkanka oo lagu magacaabo Yale sanadkii 2010.

Navalny waxa uu ahaa nin ku caan baxay la dagaalanka musuqmaasuqa,iyo midka ugu caan san mucaaradka Madaxweyne Putin.

Waxaa uu lahaa malaayiin taageerayaal ah oo kala socada baraha bulshada, waxaana u suurtag ashay in qaar ka mid ah taageerayaashiisa ay u tart amaan golayaasha deegaanka ee Siberia doora shada 2020.

Navalny ayaa ku tilmaamay xisbiga Putin ee United Russia inuu yahay "kooxah tuugo ah” wuxu una ku eedeeyay Putin "inuu dhiiga Ruushka dhuu qo” isaga oo u maraya "dawlad fidno ah” oo ay xadidayso awoodda Kremlin-ka.

Waxa uu sidoo kale hormuud ka ahaa mudaa haraadyo ka dhan ah madaxda dalka oo dhan,laa kiin waxa uu awoodi waayay in uu gaaro waxa ay riyadiisii ugu waynayd ee ahayd in uu Putin kula tartamo sanduuqa codbixinta.

Waxaa laga mamnuucay in uu ka qeyb galo doorashada madaxtinimo ee 2018-ka sababo la xiriira xukun ay ku riday maxkamad ku taal Ruu shka oo lagu eedeeyay in uu lacag lunsaday.

Navalny ayaa si adag u beeniyay eedeymaha isaga ka dhanka ah, isagoo sheegay in dhibaat oo yinkiisa dhanka sharciga ah ay ahaayeen aargoo siga Kremlin-ka ee dhaleeceynta adag uu u jeedi yay

Alexei Navalny ka dib markii uu ka soo kabsad ay sumeeyn lagu sameeyay, waxaa sawirka ku waheliya wiilkiisa iyo Xaaskiisa.

Alexei Navalny ka dib markii uu ka soo kabsaday sumeeyn lagu sameeyay, waxaa sawirka ku waheli ya wiilkiisa iyo Xaaskiisa. Dagaalka Navalny ee ka dhanka ah madaxweynaha Ruushka,ee 71 jirka ah, wuxuu ahaa mid shakhsi ah.

Putin ayaa lagu eedeeyay inuu amar ku siiyay wakiillo sir ah oo dawladda ka tirsan si ay weerar sumeeyaan ah uga dilaan ninka sanadkii 2020.

Xaalada caafimaad ee Navalny ayaa ka sii da rtay markii uu diyaarad uu la socaday oo u sii jeeday Siberia lagu dhax sumeeyay…

Waxaana loo qaaday isbitaalka magaalada Om sk, kadib markii looga shakiyay inuu sumeeyay, Koomo ayuuna galay.Hay’ad samafal oo fadhige edu yahay dalka Jarmalka ayaa ku qancisay saraa kiisha Ruushka inay ogolaadaan in loo duuliyo Berlin si loogu soo daweeyo.

Ugu dambeyntiina, dowladda Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday Sebtembar 2, 2020 in baaritaan no ay sameeyeen millatarka ay ku heleen "caddayn ku saabsan jirtaanka walxo kiimiko ah oo ku jira neerfaha.

Sumeeynta ninka ayaa loo adeegsay kiimko taas oo horey loogu dilay basaaski hore ee Ruu shka Sergei Skripal iyo gabadhiisa Yulia ee maga alada Salisbury, England, bishii Maarso 2018.

Kremlin-ka ayaa wakhtigaas diiday in wax door ah dawladdu ku leeyahay weerarka lagu qaaday Na valny kaas oo Putin mar walba iska ilaalin jiray in magaciisa lagu sheego meel fagaare ah - wuxuuna beeniyay eedeymaha ah loo jeediyay.

ugu waynayd ee ahayd in uu Putin kula tartamo sanduuqa codbixinta.

Waxaa laga mamnuucay in uu ka qeyb galo do orashada madaxtinimo ee 2018-ka sababo la xiriira xukun ay ku riday maxkamad ku taal Ruushka oo lagu eedeeyay in uu lacag lunsaday.

Navalny ayaa si adag u beeniyay eedeymaha isa ga ka dhanka ah, isagoo sheegay in dhibaatooyink iisa dhanka sharciga ah ay ahaayeen aargoosiga Kremlin-ka ee dhaleeceynta adag uu u jeediyay.

Ka badbaaday sumowga Novichok

Dagaalka Navalny ee ka dhanka ah mada xweynaha Ruushka,ee 71 jirka ah, wuxuu ahaa mid shakhsi ah.

Putin ayaa lagu eedeeyay inuu amar ku siiyay wakiillo sir ah oo dawladda ka tirsan si ay weerar su meeyaan ah uga dilaan ninka sanadkii 2020.

Xaalada caafimaad ee Navalny ayaa ka sii dar tay markii uu diyaarad uu la socaday oo u sii jeeday Siberia lagu dhax sumeeyay.

Waxaana loo qaaday isbitaalka magaalada Omsk, kadib markii looga shakiyay inuu sumeeyay, Koomo ayuuna galay.

Hay’ad samafal oo fadhigeedu yahay dalka Jar malka ayaa ku qancisay saraakiisha Ruushka inay ogolaadaan in loo duuliyo Berlin si loogu soo daw eeyo. Ugu dambeyntiina, dowladda Jarmalka ayaa shaaca ka qaaday Sebtembar 2, 2020 in baaritaan no ay sameeyeen millatarka ay ku heleen "caddayn ku saabsan jirtaanka walxo kiimiko ah oo ku jira neerfaha.

Sumeeynta ninka ayaa loo adeegsay kiimko taas oo horey loogu dilay basaaski hore ee Ruushka Sergei Skripal iyo gabadhiisa Yulia ee magaalada Salisbury, England, bishii Maarso 2018.

Kremlin-ka ayaa wakhtigaas diiday in wax door ah dawladdu ku leeyahay weerarka lagu qaaday Navalny kaas oo Putin mar walba iska ilaalin jiray in magaciisa lagu sheego meel fagaare ah - wuxuuna beeniyay eedeymaha ah loo jeediyay.

Laakiin Putin waxa uu qirtay in dalkiisa si weyn u ilaaliyo, waxana uu sheegay in taasi ay sabab u tahay basaasiinta Maraykanka oo lagu eedeeyay in ay caawimo siiyo

Warbixin baaris ah oo ay soo saartay kooxda ba arista Bellingcat ayaa muujisay in adeegga Amn iga Federaalka ee Ruushka (FSB) ay ku raadjo ogaan Navalny. Bellingcat ayaa magacawday wakiilo looga shakisan yahay inay sumeeyeen Navalny.

Navalny ayaa markaasi isagu si qarsoodi ah baa ris u sameyay, isaga oo iska dhigaya sarkaal sare oo ka tirsan amniga Ruushka isaga oo taleefoon ku la hadlay wakiil ka tirsan laamaha amniga dalkasi kuwaas oo qirtay shirqoolka dilka ah ee lagu qaarajin rabay.

Midowga Yurub ayaa cunaqabatayn ku soo rog ay lix sarkaal oo sare oo Ruush ah iyo xarun cilmi baadhiseed hubka kiimikada ah oo Ruushku leey ahay, iyaga oo ku eedeeyay inay si toos ah ugu lug lahaayeen sumaynta Navalny.

Ruushka ayaa kaga jawaabay cunaqabatayn kale .

Waxaa jiray weeraro hore oo lagu qaaday Nav alny, sanadkii 2019, waxaana dhakhtarkiisu sheeg ay in la sumeyay intii uu xabsiga ku jiray.

Labo jeer oo kale ayaa lala beegsaday walxo kii mko ah oo aan ilaa iyo hadda la cadeeyn wax ay yihiin. 12 Saac ayuu tareen ku safaray si uu uga qe yb galo dhageysiga maxkamadda Kirov ee dhanka ah.XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Qoraalka sawirka,

12 Saac ayuu tareen ku safaray si uu uga qeyb ga lo dhageysiga maxkamadda Kirov ee dhanka ah.

In kasta oo Navalny uu muddo dheer qodax ku ahaa dhinaca Kremlin-ka, haddana waxa uu sidoo kale leeyahay dhaliilo dhawr ah sida ay shaaciyeen kooxaha mucaaradka. Waxaa lagu eedayay in uu u janjeero wax loogu yeero dhinac wadaniyiinta xagj irka ah Ruushka.

Sannadkii 2014-kii, waxaa wax laga weydiiyey ku-daridda Madaxweyne Putin ee Jasiiradda Crimean ee Ukraine, mar uu wareysi siiyey Idaaca dda "Ikhomoskovy” Jawaabtiisu waxay ahayd in kasta oo qabsashada Crimea ay xadgudub ku tah ay sharciga caalamiga ah, "Xaqiiqdu waxay tahay in Crimea ay hadda ka tirsan tahay Ruushka,"

Navalny waxaa uu siyaasadda Ruushka bilaa batay 2008-dii markaas oo uu bilaabay in uu wax ka qoro eedeymaha maamul xumo iyo musuqma asuqa ee qaar ka mid ah shirkadaha waaweyn ee Ruushka ay maamusho.

Si uu xoga u leh waxaa uu sameeyn jiray in uu Iska dhigo qof doonaya in uu saami ka gato shirk adaha waaweyn ee saliidda, bangiyada dalka, kad ina waxaa uu waydiin jiray su’aalo u uku agoonayo dhaliilaha iyo musuq maasuq ka dhex jira dowladda

Waxa uu gaaray hadalkiisa dad dhalinyaro u badan oo ku xidhan baraha bulshada, isaga oo isticmaa laya ereyo xanaf leh oo kicin ah, kuna jeesjeesaya madaxweyne Putin.

Kahor doorashadii baarlamaanka ee 2011-kii, oo uusan u tartamin musharaxnimadiisa, wuxuu akhr istayaasha boggiisa ku booriyay inay u codeeyaan xisbi kasta marka laga reebo Midowaga Ruushka, oo uu ugu yeeray "Xisbiga tuugada".

Xisbiga Midowaga Ruushka ayaa ku guulay satay doorashada, laakiin aqlabiyad aad uga yar ayuu xilligaasi helay.

Guusha xisbiga waxaa hareeyay eedeymo baa hsan oo la xiriira wax isdaba marin codbixiyaa sha, taas oo dhalisay mudaaharaadyo ka dhacay Moscow iyo qaar ka mid ah magaalooyinka waaw eyn ee kale. Markii uu abaabulay baanbixii ugu We yna ee Putin ka dhan ah

Taageere Navalny ah ayaa sita boor ay ku qoran tahay: "Navalny waa la sumeeyay, waan ognahay cidda eedda leh, Alexei, noolow.

"XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka, Taageere Navalny ah ayaa sita boor ay ku qoran tahay: "Navalny waa la sumeey ay, waan ognahay cidda eedda leh, Alexei, nool ow." Navalny ayaa la xiray ka dib mudaaharaad kii ugu horreeyay ee dhacay December 5, 2011, waxaana uu xirnaa 15 maalmood, laakiin wuxuu u muuqday inuu ka hadlayay isu soo baxyadii ugu ballaarnaa ee doorashada ka dib ee Moscow 24-kii December, oo ay ka soo qeyb galeen ilaa 120,000 oo qof.

Guddiga baarista ee awoodda badan ee Ruu shka ayaa billaabay baaritaanno dambiyeedyo la xiriira howlihii hore ee Navalny, iyagoo xitaa su’aal geliyay aqoonsigiisa qareennimo.

Markii muddo kooban lagu xidhay July 2013 lun si hantiyeed magaalada Kirov, waxaa lagu xuk umay shan sano oo xabsi ah kaas oo loo arkay in uu ahaa mid siyaasadaysan.

Waxa si lama filaan ah loogu ogolaaday in uu xabsiga ka baxo si uu uga qayb galo doorashadii duqa magaalada Moscow, halkaas oo uu ku soo galay kaalinta labaad isaga oo helay 27 boqolkiiba codadkii la dhiibtay.

Tani waxaa loo arkayay guul weyn sababtoo ah ma uusan helin taleefishinka dowladda, wuxuuna ku tiirsanaa oo kaliya internetka iyo hadalka afka si uu dadka u gaaro oo u ololeyo.

Ugu dambeyn, Maxkamadda Sare ee Ruushka ayaa laashay xukunkii lagu riday kaddib markii Max kamadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ay shaac isay in aan la siinin dhageysi cadaalad ah dacwa ddii ugu horreysay.XIGASHO:-BBC

HAMBALYO DHALSHO FARXAD LEH

Abbe Dr.Cismaan Axmed Jimcale,Hooyo Safiyo Xuseen Maxamuud,Habaryar Sahro Xuseen Max amuud{Sahruuni} Aboowe.Maxamed Cismaan Ax med iyo Xaaskiisa, Aboowe.Qaalad Cismaan Axm ed Jimcaale iyo Xaasiiska iyo Carruurtiisa Aboow e.Munsar Cismaan Axmed jimcaale, Aboowe. Ma ahir Cismaan Axmed Jimcaale Aboowe .Ayuub Cis maan Axmed Jimcaale,Abbaayo Wardo Cismaan Axmed Jimcale iyo Gabadheeda ,Abbaayo Mu na Cismaan Axmed Jimcaale, Abbaayo Cabbiir Cis maan Axmed Jimcaale,Zakariye Yare, Adeer Muxu ddiin Axmed Jimcaale {Tusbax} ,Eddo Salaado Ax med Jimcaale iyo Carruuteeda,Eeddo Madiina Ax med Jimcaale, iyo Caruurteeda Eddo Xabiibo Axm ed Jimcaale, Eddo Maryan Axmed Jimcaale, Eddo Safiyo Axmed Jimcaale , Eeddo Xabiibo Xasan Cu mar iyo Carruuteeda,Maxamed Xasan Xuseen {Ana ale} Xaaskiisa iyo Carruurtiisa Qadro C/laahi Cali Hagareey iyo Carruurteda, ,Xamdi Cumar xasan, Raxmo Maxamed Maxamuud {La-jecel}Naasir Cali Cumar iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Nuurto Cali Cumar iyo Carruurteeda, Cabdi Cali Xasan {Yuub ane} ,Shiino Axmed Rooble iyo Carruutooda, Ma caallin Xasan,Nuur Maxamed Cali{N.Qamdi} Maxa med Xuseen Axmed {Suufi} Maxamuud Axmed Xa san {Xuurshe},Cabbeey Jiinte dhammaan dadkaasi waxay Habyo Dhalasho Farxad leh u Dirayaan Ca bbaas iyo Xannaan Cismaan oo Wiil ugu dhashay M/Muqdisho 13 -ka Febaraayo 2024-ka Habeenka Isniinta Saacaddu markii ay aheyd 19:-40 Daqiiqo {HalSaac iyo Afartan Daqiiqo} Wiilkaas oo looga Magac-darayMUNASAR CABBAAS waxayna alle ugu barayayaan inuu alle ka dhigo kii soo barbaara oo Dalkiisa Dadkiisa iyo Diintiisaba Anfaca

Aamiin Aamiin Aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip