HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPPAR EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA FEBARAAYO 2024-KA

0
Saturday February 17, 2024 - 08:11:13 in Wararka by
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPPAR EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA FEBARAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hordhigaya midowga Afrika mawqifka Soomaaliya ee ku Aaddan Xadgudubka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaa lka S oomaaliya Md. Xasan Sheek h Maxa muud oo ka qeyb geli Dona Meertada 37-aad ee shir-madaxe edka Golaha Midowga Afrika.

Madaxweynaha ayaa gudbin doona mawqi fka cad ee Soomaaliya ay ka taagan tahay fa ro-gelinta ka dhanka ah madax banaanida iyo midnimadeeda dhuleed, isagoo hoosta ka xari iqay sida aysan shacabka iyo dowladda Soo maaliya aysan u aqbal ayn xadgudub kasta oo wiiqaya qarannimadooda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa khu dbad uu ka jeedinayo Golaha waxa uu u ka shaqeyn do onaa iskaashiga dagaalka ka dhan ka argagixisada, daris-wanaagga iyo in dalal ka Afrika ay ka gudb aan caqabadaha nololeed iyo kuwa deegaan ee dib u dhigay nolasha shucuubta Qaaradda.

Inta uu socdo shir, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceedyo la yeelan doona madaxda kala duwan ee dowla daha, Ururrada iyo wufuudda muhiimka ah ee ka qeyb-galaya, isagoo mudnaanta siin aya xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalka Afrika iyo danaha Qaranka Soom aali yeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Dowlad da Mar aykanka

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dorraad kulan la qaatay madax sarre oo ka tirsan Dowladda Mareykanka waxaana waftiga hogaaminaysay Kaal iyaha Xoghayaha Arrim aha Dibadda USA ee Afrika Molly Phee, Erge yga Gaarka ah ee Geeska Afrika Amb. Mich eal Hammer iyo Amb. Shane Dixon oo ah Sii hayaha Danjira ha Mareykanka ee So maliya.

Kulanka oo looga had layey xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta la bada dal ayaa inta uu shirka socday waxay isla soo qaadeen heshiis beenaadkii ay wada-galeen Ra’iis ulWasa araha Ethiopia iyo Madaxweynaha Maam ulka Soomaaliland, ayuu Guddoomiy uhu tilmaam ay in madax banaanida dhuleed iyo badeed ee dalka aan lagu soo xadgudbi karin, waxa ana ay masuuliyiintu sheegeen in Dowladda Mareykanka ay mowqif adag ka taagan tahay Ilaalinta madax banaanida iyo midnimada Soomaaliya. Dhanka kale Mareykanka ayaa xusay in uu taageeraayo dhameystirka Dastu urka KMG ee Soomaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa uga ma hadceliyay taageerada Dowladda Marey kan ka ay siineyso Soomaaliya, oo ay ugu horre yso arrimaha ammanka, dib u dhiska dalka, dib u eegista das tuurka KMG ee Soomaaliya, waxaana uu sidoo kale boggaadiyay sida ay ula shaqeeyaan wadamadda beesha caalam ka iyo taageerada Soomaaliya ay siiyaan, isa goona xusay in Dowladda Federaalka Sooma aliya ay ku talaabsatay horumaro kala du wan, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo kobcinta dhaqaalaha.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Dorraad ka shiray arrimo badan oo muhiim ah

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirr ada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay aa Dorraad oo Khamiis ah waxaa looga hadlay howl galada lagu ciribtirayo Ururka Al-shabaab ee ka so cdo qeybo ka mid ah gobolada dalka. Waxaa si doo kale arrimaha shirka looga ari nsaday ka mid ahaa horumarka ay ku talaab satay sanadihii ugu dam beeyay Hay’adda Du ulista Rayidka Soomaali yeed, waxaana kulan ka shir guddoomiyay Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaal iya Saalax Axmed Jaamac.

Shirka Golaha wasiiradda ayaa warbixino la xa riira amniga guud ee dalka looga dhage ystay Was iiradda Gaashaandhigga iyo Amni ga Gudaha So omaaliya, kuwaas oo soo ban dhigay guulaha laga gaaray howlgaladii ugu danbeeyey ee dalka looga xoreeyey kooxda Al-shabaab.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sidoo kale Golaha Wasiiradda warbixin faahfaahsan ka siisay howlaha duulimaad ee dalka, islamarkaana sheegtay iney si buuxdo gacanta ugu hayso maamulka iyo maareynta Ha wada Somal iya.

Golaha Wasiiradda ayaa gabagabadii kula nka ku boggaadiyay Wasaaradda Cadaaladda dadaalka dheeraadka ah ay ku bixisay geeddi socodka dib u eegista iyo qabyo tirka Dasu urka dalka oo haatan doodaha lagu dhameysti rayo ay hortaalo Baarlam aanka Soomaaliya.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maa lin walba oo Khamiis ah kulan ka yeesha xaal adaha markaasi ka taagan guud ahaan dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh "waa in aan u istaagnaa kacdoon waxbarasho oo sare loo gu qaadayo aqoonta dadkeenna

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxa mu ud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka kula ha dlay 40 Arday oo helay deeq waxbarasho oo oo heer PhD ah ayaa kula dardaarmay in ay si hufan uga faa’ iideystaanfursaddaan si ay uu yiri ay bilow wa naagsan ugu noqdaan Jiila sha dambe ee doonaya in ay faa’iideystaan soo saarista kheyraadka ka bu uxa Baddee nna.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la dar daa rmay ardayda ayaa yiri "Anaga oo leh Badda ugu weyn Afrika suurta gal Ma’ahanin aanan laheyn aqoonta culuumta Ba daha, amnigeeda iyo dhaqaalaheedaba. Waa in aan sare u qa adnaa aqoonteenna Baddaha, wax aana la idi nka sugayaa in aad fursaddaan uga Faa’ iidey staan sida ugu Habboon

Mashruucan oo ay fuulintiisa iska kaasha nay aan Jaamacadda Nabadda ee Q/ Midoob ay (UPE ACE) iyo Hay’addakheyriga ee Qatar (Qatar Cha rity) ayaa qayb ka ah qorshaha Madaxw eynaha Jamhuuriyadda ee sare u qaadidda tacliinta sare ee dalka iyadoo oo ay fursaddan ka faa’ideysanayaan Jaamaca daha dalka, hay’adaha dawladda Federal iyo kuwa Dawlad-goboleedyada.

Ardaydaan oo qayb ka ah, 100 Arday oo Mad axweynaha Jamhuuriyaddu u ballan qa aday deeq waxbarasho oo heer PhD ah ayaa barandoona Afar daraasadood oo kala ah.

PhD: Culuumta xaalufinta dhulka iyo nabaa d guurka

PhD: Culuumta Dhaqaalaha iyo Amniga Bada ha and Marin-biyoodyada

PhD: Culuumta Hogaaminta iyo Horumar Wa ara

PhD; Culuumta Nabadda, Maamulka iyo Horu mar inta

Xog: Halkee ku maqan yahay R/W Xamza Cabdi Barre oo7baadyo la la’yahay?

Dad badan oo masuuliyiin ka tirs an dowla dda ay ku jiraan ayaa su’a alo ka keenay halka uu ku maqan ya hay Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo maalmahaan aan shaqada lagu dhex arkin 7baadyo ka hor ayaa R/Wasaare Xamza u gu dambeysay in fagaare lagu arko, sida ay sheegtay inay Ogaatay Caasimada Online wu xuu ku maqan yahay safar dalka dibad iisa ah.

1-dii bishaan ayuu dalka ka baxay Xamza, wux uuna aaday reerkiisa oo degan Turkiga, 7baadka soo socda ayaa lagu wadaa inuu wa danka ku soo laabto Ra’iisul Wasaaraha Soo maaliya.

Siyaasiyiin uu ka mid yahay Cali Saciid Fi qi oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlam aanka fe deraalka ayaa ku tilmaamay ‘wax aan caadi ahayn oo aan horey u dhicin’ in ra’iisul wasaare ka maq na ado xafiiska shaqada mud do 7baadyo ah.

Soomaaliya ayaa ku jirta waqti xasaasi ah oo xiisad culus ay kala dhaxeyso Itoobiya, si doo kale waxaa markii ugu horeysay si dhab ah looga shaq eynayaa dhameystirka dastuur ka dalka, waxaana ka taagan muran badan iyo khilaaf siyaasi ah, maa daama qodobada qaar wax laga bedelayo.

Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif She ekh Axmed iyo Maxamed Cabdulaahi Fa rm aajo siyaasiyiin ay ugu waaweyn yihiin ayaa si adag uga soo horjeeda shaqada socota ee wax ka bedelka dastuurka, halka ra’iisul wasa arihii ololeyn lahaa oo xildhibaanada ku qanci lahaa qorshaha xuku umadiisa uu shaqada ka maqan yahay maalmo badan.

28-kii bishii Janaayo ayey aheyd markii ugu dambeysay ee Ra’iisul Wasaare Xamze uu ka soo muuqday fagaare, isagoo maalinkaas ka qeybgalay xaflad lagu daahfuray mashaariic la xiriirta caafima adka, waxbarashada, biyaha iyo gargaarka oo laga hirgeliyay Muqdisho.

Shaqadii ugu dambeysay ee ra’iisul wasaar uhu qabtay inta uusan bixin waxay aheyd mag acaabidda labo wasiir oo ku cusub xukuumad iisa, kuwaas oo kala ah Wasiirka Beeraha iyo Wasiirka Howlaha Guud.

Ra’iisul wasaaruhu waa masuulka ugu ma shq uulka badan dowladda, maadaama uu ya hay maa mulaha guud ee howlaha golaha was iirrada iyo shaqooyinkooga oo dhan, taas oo ka dhigan in hey ’adaha wadanka oo dhan ay xafiiskiisa hoos tagaan. Xigasho:-Caasimadda. Net

Wasiirka Batroolka oo sheegay in sanad kan Soomaaliya lagasoo saarayo shidaalkii ugu horreeyay

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee dow ladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cab dirisaaq Cu mar Maxamed ayaa sheegay in markii ugu hor raysay sannadkan 2024 Sooma aliya lagasoo saa ridoono shid aalkii ugu ho rree yay ee dalka. Wasiirka Batroolka oo wareysi siinayay idaacadda BBC Som ali, ayaa sheegay in shid aalka lagasoo saari doono 7 xirmo oo xeeba ha dalka kuyaala, gaar ahaan degaanada Gal mudug, Koonfur Galbeed iyo Jubb aland. Wasiirku wuxuu sheegay haatan inay so coto qiimayntii ugu dambeysay ee sahminta shida alka dalka lagasoo saarayo. iyo sidoo kale wacyi galinta goobaha shidaalka laga qa dayo.

Wuxuu sheegay 3da bilood ee san nadkan ugu dambeeysa in ay bilaaban doonto qodista shidaa lka. Haatan wuxuu sheegay in lasoo ga bagabay na yo qiimaynta ku aaddan saamaynta deegaan ee goobaha shidaalka lagasoo saar ayo.

Soomaaliya ayaa sanadkii 2022 heshiis shidaal baaris ah oo laga sameynayo todobo baloog oo xeebaha ah la saxiixatay shirkad fa dhigeedu yahay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Coastline Exploration.

Mareykanka oo shan saldhig oo ciidan ka dhisanaya SOOMAALIYA

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dorraad heshiis taariikhi ah oo dhanka milatariga ah la ga shay Mareykanka, kaas oo ka dhacay xaru nta Xa lane oo ay ku dhex taallo safaaradda Mareyk anka ee magaalada Muqd isho.

Heshiiskan oo is afgar ad ah ayaa waxaa goo bjoog ahaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud, waxaana saxiixay was iirka difa aca Cabdul qaadir Maxamed Nuur (Jaa mac). Sidoo kale wa xaa Mareykanka u saxiixay Sii Hayaha Safiirka Mareykanka ee Soomaal iya, waxaana goobjoog ka ahaa ku xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mar eykanka u qaabilsan Afrika.

Saxiixa heshiiskan ayaa ku saabsan dhis ida illaa 5 saldhig oo uu Mareykanka ka hirg elin doono gudaha Soomaaliya, kuwaas oo ay isticmaali doon aan ciidamadiisa iyo kuwa uu tababaro ee kumaa ndooska Danab ee Xoog ga dalka Soomaaliyeed.

Dowladda federaalka ayaa boggaadisay he shii skan, ayada oo ku tilmaamtay inuu yahay mid muh iim ah, isla markaana lagu tayeen do ono ciidam ada Soomaaliyeed.

Mareykanka ayaa horay wuxuu saldhig ugu lahaa garoonka ciidamada Cirka ee Balli-doo gle iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, hal kaas oo kasoo abaabulo howlgallo culus.

Mareykanka ayaa kamid ah dalalka ka qayb qaata dagaalka Al-Shabaab, wuxuuna si doo kale duqeymo cirka ah ka fuliyaa koonfu rta iyo barta maha dalka Soomaaliya.

M/Afrika oo isku raacay in Somaliya ay no qoto murashax u taagan kuraasta aan joogt ada ah ayn ee G/Ammaanka ee Q/Midoobay

Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibedda) ee Mid owga Afrika ayaa si buuxda isugu raacay in Soo maaliya ay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee

 

Q/Midoobay ee mu ddo xile edka 2025-2026.

Ku-Simaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee So omaaliya Md. Cali Maxamed Cumar (Bal cad)ayaa sheegay in arintaan ay tahay guul weyn, taas oo sare u qaadeysa magaca Soo maaliya iyo doorke eda hoggaanka adduunka iyo Go’aamadamasiiriga ah.

1971-1972 ayaa Soomaaliya ugu dambay say in ay qeyb ka noqoto xubnaha aan joogt ada ahayn ee G/Ammaanka ee Q/Midoobey.

Axmed Madoobe oo Alshabaab ku tilmaa may Mas kuna baaqay in la dilo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbal and Axmed Maxamed Islam (Madoobe)ayaa sheegay in shirar ay Kismaayo ku la yeesheen Mad ax weynaha Sooma aliya uu ka soo bax ay Qo dobo mahiim ah oo ay kamid yihiin dagaa lka ka dhanka ah Alshabaab.

Axmed Madoobe wuuxuu sheegay in mada xa maska uu yaalo deegaanada Jubooyinka.

"Madaxa maska halkaan buu yaal waana inaan dil naa maska "ayuu yiri isagoo ula jeda Maska Koo xda Alshabaab.

Muxuu madaxweyne XASAN ka yiri HESHI ISKA milatari ee Soomaaliya iyo Mareykan ka?

Madaxweynaha Soomaaliya Md.Xasan Sh.Max amuud ayaa khudbad ka jeediyey mun aasabad lagu saxiixayey heshiis ka tayeynta Ciidamada Soo maaliyeed oo ay kala sixiix deen Dowladaha Soomaaliya iyo Maraykanka

Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in heshiisk an uu horseedaya in Dowladda Maraykanku ay kordhiso taageerada iyo tababarrada Ciid amada Soomaali yeed, gaar ahaan guutada si da gaarka ah u tabab aran ee Danab ayaa wax aa xarummo tabab ar iyo Ciidan laga hirgelina yaa Magaalo oyinka Muqdi sho, Kismaayo, Bay dhabo, Jowhar iyo Dhuusama reeb.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in he shiiskan uu gacan ka gaysan doono dagaalka Al-Shabaab lagaga xoreynayo dalka.

"Heshiiskan waxa uu ka gacansiinayo dow ladda Soomaaliya qorsheyaasha dib u habay nta iyo tayeynta Ciidamada Xoogga Dalka Soo maaliyeed, halganka dalka lagaga xoreyna yo argagixisada Al shabaab iyo xaqiijinta amniga, waxa uuna faray xub naha ka soo jeeda dhan ka dowladda Soomaaliya ee guddiga isku-dhaf ka ah ee Labada dal in ay mudnaan weyn sii yaan fulinta heshiiska” ayuu yiri madaxw eyn uhu.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud aya uga mahad celiyey dowladda Maraykan ka do orka ay ka qaadanayso tayeynta ciidan ka sida-gaarka ah u tababaran ee Danab iyo gu ud ahaan Hay’adaha ammaanka Soomaal iya, isagoo xusay sida ay laf dhabarta ugu yihiin dagaalka ka dhanka ah argag ixisada iyo how lgallada socda ee lagu xoreynayo deegaanna da ay ku dhuumaaleysanayaan.

Heshiiska waxaa Labada dowladood u ka la saxiixay, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuu madda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdulqaadir Maxam ed Nuur iyo Xoghaye Ku xig eenka Arri maha Dib adda Maraykanka ee dhan ka Amniga Marwo Bonnie Denise Jenkins.

Mareykanka ayaa horay saldhig waxuu u gu lahaa garoonka ciidamada Cirka ee Balli-doogle iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, halkaas oo kasoo abaabulo howlgallo culus, si doo kalena uu tababar ku siiyo ciidanka Danab.

Mareykanka ayaa kamid ah dalalka ka qayb qaatay dagaalka Al-Shabaab, wuxuuna sidoo kale duqeymo cirka ka fuliyaa koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

DENI OO LABA TALLAABO MID QAADI DOONA KADIB GO’AANKII XASAN SHEEKH EE DASTUURKA

Inkasta oo ay Puntland horey u sheegtay inay gooni u dhaqmeyso inta laga xalinayo tabashooyink ooda heer federaal, oo u badan gadood xagga Sac iid Deni ka jira, haddana markale wararka ka imaa naya Garoowe ay sheegayaan inuu Deni ku hanja baayo inuu la goosanayo maamulka Puntland.

Saciid Deni iyo madaxwey ne Xasan She ekh ayaa lah eyn xiriir fiican tan iyo markii Xa mza Cabdi Barre laga dhi gay ra’iisul wasaara ha Soom aaliya. Markalena xaaladda ayaa sii xumaatay markii wasaaraddii ugu muhiimsa neyd xubnaha ay Puntland ku leedahay fe deraalka la siiyay Abshir Huruuse oo Xasan Sheekh wax ka dhistay iyada oo Saciid Deni waxba laga siin xukuumadda.

Waxaana xaaladda sii adkeeyay markii Taliyaha Booliska ka yimid dhanka Jubbaland xilli reer Puntl and sugayeen in iyaga la siiyo Taliyaha Booliska Soomaaliya. Doodda reer Puntland ee ah inUU madax weyne Xasan Sheekh saami-qeybsiga qalday ma qarsoo na.

    Saciid Deni iyo maamulkiisa wa xay isku dayeen inay Xasan Sheekh ka hor ist aagan dhameystirka deyn-cafinta iyo qaadista cuna-qabateynta hubka, waxa kale oo ay siy aasadeeyeen dagaalkii arga gixisada, iyaga oo sheegay in Xasan Sheekh uu hubeynayo qabii lkiisa markii uu xoojiyay kacdoon kii Maca wiisleyda.

Laakiin Xasan Sheekh howshiisa ayuu iska wat ay, isaga oo dhameystiray deyn-cafintii, sidoo kale na ku guuleystay in dalka laga qa ado cuna-qabat eynta hubka, tiiyo dagaalka ar gagixisada ka keen ay guullo aan hore looga keenin.

Markale Deni wuxuu kaarkiisa saartay das tuu rka, isaga oo markaan iskaashi ka helaya xubnaha mucaaradka ah ee heer federaal, wu xuuna xoog badan galinaya inuu Xasan Sh. ka hor istaago dhameystirka dastuurka.

Xubno ku dhowdhow Saciid Deni ayaa laga soo xigtay inay ka fikirayaan ugu yaraan goo sasho haddii uu Xasan Sheekh joojin waayo shaqada dastuurka ama uu diido inuu Pun tland tallada wax ka siiyo.

Xubno mucaarad ah oo maalmahan waan-waan ka dhex waday Xasan Sheekh iyo Saciid Deni ayaa sidoo kale iibinaya in laga hortago tallaabada uu ra bo inuu Saciid Deni qaado oo noqon karta inuu yiraahdo "Puntland waa la goostay”.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hanjabaa da Saciid Deni waxba ka soo qaadin intii uu ku jiray dadaallada deyn-cafinta, qaadista cuna-qabateynta hubka iyo dagaalka argagixisada ayaa la ogeyn sida ay hadda u saameyn doo nto hanjabaadan cus ub, xilli ay Puntland tob ankii sano ee ugu dam beysay toos ugu jartay dowladda dhex ee Sooma aliya, balse dhama an ma gaarsiisneyn inay ku dha waaqan inay Soomaaliya ka go’aan sida kooxda Saciid De ni ku hareeraysan hadda iibinayaan in lagu dhawaaqo.

Inkasta oo ay u muuqato tallo xumo iyo dariiq la yaqaano dhamaadkiisa oo ay joogto Somaliland, oo 33 sano weysan cid ka dhag eysata inay ka go’een Soomaaliya, oo ay taasi cashir ugu filan tahay cid walba oo ka fikireysa inay dalka kala jarto, haddana dad badan ay aa aaminsan in reer Puntland heli kar aan wad dooyin kale oo ay dowladnimada ku sax aan, xilli ku dhowaad 50 xildhibaan, wasiiro, danjire yaal iyo agaasimeyaal badan ku leeyihiin dow ladda dhexe, kuwaasi oo ku filan in haddii ay jirto dood sax ah oo Puntland ay qabto inay miiska geeyaan.

Sida muuqata madaxweyne Xasan Sh.wux uu ku adkeysanayaa inuu fuliyo mid kamid ah waxyaa bihii uu ballan-qaaday xilligii ololaha doorashada oo aheyd inuu dhameystiro dast uurka.

Wuxuu kale oo uu sheegay laba arrimood oo ke entay inay dadka badi aqbalaan sida uu ku wado howsha dastuurka, kuwaasi oo kala in aan muddo xileedkiisa la dabaqi doonin qo ddobada isbeddelka ku dhaco ee dastuurka iyo in xilli walba wax laga beddeli karo dastuur ka balse ay muhiim tahay in laga saaro

KMG-nimada, oo la dhameystiro si dalka uu dastu ur u yeesho.

Maadaama aad loo fahamsan yahay in Xa san Sheekh iyo Saciid Deni mowduucyo sha qsi ah isku hayaan, Saciid-na damac uga jiro xukunka Villa Somalia, uma badna inuu jiro siya asi wax walba u dhigaya sida uu rabo nin ka raadinaya kursigiisa.

Waxaana la eegayaa sida uu Saciid Deni u fikiayo haddii uu reer Puntland ku qancin karo iyo wax ay u dhali karto in khilaafka isaga iyo Xasan Sheekh uu gaarsiiyo inuu ku dhawaaqo tallaabo goosasho ah.

By:- Guuleed Muuse 

XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

Midowga Afrika oo ayiday musharaxnim ada Soomaaliya ee kursiga Golaha Ammaanka

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aw eys ayaa sheegay in golaha fulinta ee Mid owga Afrika ay ku ayideen Soomaaliya inay tahay mush arax kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka 2025-2026.

Wasiirka warfaafintu wuxuu sheegay tal laab adani inay ka tarjumayso kalso onida Afri ka ee Soomaaliya iyo sida ay Soomaaliya diya arka u gu tahay inay qaadato door mu hiim ah oo caalami ah.

Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay inay hoggaamiyo ajendaha Afri ka ee na badda iyo amniga ee UNSC.

Soomaaliya ayaa kursigan u tartami doonta bar tamaha sanadka 2024, inta lagu guda jiro kalfadhi ga 78-aad ee Golaha Guud ee Q/M.

Haddii Soomaaliya ay ku guuleysato dalab kee da, waxay xilka sii heyn doontaa ilaa 2026, taasoo ka dhigan fursad gaar ah oo ay Soom aaliya saam eyn ku yeelan karo go’aannada

C/Cabdishakuur ” Xasan Sheekh wuu ku deg degay Safarka Itoobiya sax ma ahayn "

Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu safar ku tagi doona magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya si uu ugu qayb galo shirar ka dhacaya magaalad aas.

Hase ahaatee waxaa soo baxaya dhaliil loo jeedinayo Madaxwaynaha talaabada uu u qaaday dhanka Adis Ababa oo aad u xun xiriirka kala dhaxeeya Muqdisho.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur aya a sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud uu ku deg degay inuu qaado go’ aanka ah inuu tago Adis Aba ba taas bedelkeeda ay ahayd inuu hoos u dhigo xiriirka Adis Ababa.

"Addis Ababa heshiis naga dhaxeeya maan og ayn. Waxaan ogayn inay ku soo xad gudbe en mid nimada iyo madax bannaanida dalka. Waa inaan weydiin karnaa madaxweynaha, maxay tahay saba bta kugu riixaysa in aad Addis Ababa shir uga qeyb gasho,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Intaas waxa uu warkiisa ku daray Cabdirax maan Cabdishakuur Waraame inay ahayd in dowl addu hoos u dhigto xiriirka diblumaasiya deed ee kala dhaxeeya Itoobiya, haddii ay ka maarmi wey dana hoos loo dhigo meeqaamka wafdiga loo dir ayo shirka madaxda midowga Afrika .

Waxaa uu carabka ku adkeeyay ineysan jirin sabab uu Madaxweynaha u booqdo Itoobiya iyadoo aan ka laaaban heshiiskii xad gudubka ku ahaa SoomaaliyaXIGASHO:-KAAM TV

Maxkamad Dorraad la horgeeyay ninkii xaaskii ga ku gubay kuna dilay Muqdisho

Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Dorraad oo Khamiis ah horgeeyay maxka madda gobolka Banaadir eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud , oo isbuucyo kahor M/ Muqdisho ku gub ay kuna dilay xaa skiisa oo xaamilo aheyd.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Xeer ilaaliya ha Gu ud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in Dorraad maxkamadda gobolka Banaadir horge eyeen nin kan ku eedeysnaa in nolosha ku gu bay xaaskiisa, kaa oo ciidamada ammaan ka soo qabteen isaga oo baxsad ku jira.

Xeer Ilaalinta Qaranka ayaana sheegtay in max kamdeynta ninkan si deg deg ah loo bil aabi doono, waxaana Sayid Cali oo maalmo ku xirnaa M/ Muqdisho noqoneysaa markii ugu horreysay ee caddaaladda la horg eeyo.

Aabaha iyo ehelada kale ee marxuumad Luul Cabdicasiis oo wali meydkeeda filinjeero ku jiro ay aa codsaday in caddaaladda la hor geeyo ninka g acankudhiiglaha, waxa ayna cad deeyeen in aysan qaadan doonin diyo ayna rabaan in ninkaasi isna loo toogto.

Dowlada Soomaaliya oo hal arrin uga mah ad celisay Boqortoyada Sacuudiga

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musii bo oyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macal lim Cabdu lle ayaa Dorraad kulan looga hadlay ay is-kaashiga iyo maalgalinta mashaariicda soo kabashada iyo la qabsiga la qaatay saf iirka Boqortooyada Sucuud iga Axmed bin Maxamed al-Mawlid.

Kulanka waxaa si weyn diiradda loogu saar ay taageerada wax soo saarka beeralayda iyo xoola dhaqatada oo ay ku jiraan kuwa colaad aha, fatah aadaha iyo abaaruhu saamee yeen, dhisidda iyo dib u dayactiridda waraha biyaha lugu kaydiyo, dhis idda xarumaha ka jawa abis ta xaaladaha degde gga ah ee maamul goballe edyada, agabka caafima adka iyo taageeridda xarunta ka digista halis wada reedka ee hay’ad da iyo qodobbo kale.

Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mahad celi yay Dowladda Sucuudiga taageerada hag ar la’aa need ee ay la garab taagan tahay Dow ladda iyo shacabka Soomaaliyeed

Waxaa uu hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay dedejinta mashaariicda socota iyo gud binta kuwa kale ee hortebinta mudan.

Sarkaal Alshabaab ah oo laga soo qabtay duleedka Magaalada Ceel-dheer

Iskaashi ay sameeyeen Ciidamada Milatar iga Dowlada Somalia iyo macawisleyda deega anka ayay Dorraad ku soo qabteen sarkaal ka tirsan Koo xda Alshabaab.

Sarkaalkaan ama hor-joogahaan oo lagu magac aabo Saciid Cali Gacamey ayaa laga soo qabtay agagaarkad deegaanka Geerile oo

hoostaga magaalada Ceeldheer.

Saraakiisha Dowlada ee ka howlagala Gobolka Galgaduud ayaa laga soo xigtay in sarkaalkaani dhibaato ku hayay shacabka Magaalooyinka Gal-cad iyo Ceel-dheer,Sidoo kale waxay ku eedeey een inuu si dhaw ula shaqeyn jirey Alshabaab.

Saraakiisha Dowlada ayaa dhanka kale mar ay ka hadlayeen sida lagu soo helay waxay shegeen in mudo lagu raad joogay taaasina ay suurtaga lisay soo qabashadiisa.

Sirdoonka Qaranka oo fashiliyay qarax la gu soo qariyay Boorso



Ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Qar anka ee NISA ayaa gacan ta ku dhigay nin wa tay boorso walxa ha qarxa lagu soo qariy ay xili ay shaqa maa lmeedkooda ku jire en.

     Degmada C/casiis ayaa lagu qabtay ninka iyo bo orsada uu qaraxa ku waday ,waxaana la doonaay ay in reer C/casiis lagu dhibaateeyo sida NISA she egtay. Ciidamada ayaa gabi ahaanba fashiliyay qor shihii qardxinta ee uu damacanaa ninka la qabtay.

Ninka qaraxa lagu qabtay oo Gacanta NISA ku jira ayaa lagu wadaa in dhawaan uu ka soo muu qdo Maxkanada Ciidamada qalab ka sida.

Rag ku eedeysan dilka Ganacsade Axmed Tahliil oo Gacanta lagu dhigay

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Pun tland Feysal Sheekh Cali oo ay wehlinay een Taliyaha qyebta Booliska Gobolka Mudug iyo Taliyaha Mada xtooyada ayaa howlgal ay sa meeyeen waxaa ay ku guuleysteen inay gac anta kusoo dhigaan male eshiyaad Dorraad M/ Gaalkacyo ku dilay Ganacsade Axmed Tahliil.

Ciidamada ay hoggaaminayeen mas’uuliyi int aan ayaa hareereeyeen maleeshiy aadka oo hubeysnaa xilli ay ku su gnaayeen ku taal duleedka Deg mada Bursaalax, iyaga oo ugu d ambey ku guuleysten 5 rag ah oo ku eede ysan dilka Ganacsatada.

War kasoo baxay Maamulka Gobolka Mud ug ee Puntland ayaa loogu mahad celiyay Sha cabkii laamaha amniga kala Shaqeey ay soo qabashada raggaas, isla markaana ay cad aa lad marsiin doonaan maleeshiyaadkaas.

Horay M/ Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mud ug iyo degaano hoostaga waxaa uga dha cay cola ad beeleedyo soo laab laabtay iyo dil al aanooyin qabiil ah, kuwaas o intooda badan xal laga gaaray.

Dilkii Dorraad M/ Gaalkacyo loogu geystay Alle ha u naxariistee Ganacsade Axmed Tahliil ayaa waxaa la sheegay in uu salka ku haayay muran iyo isqabqabsi ka dhashay wiil ay isku hayteen marx uumka la dilay walaalkiisa oo ku sugan Garoowe iyo mid ka mid ah dableyda dilka gaystay.

Maleeshiyaad ku dagaalamay degaano kat irsan G/ Mudug oo la kala qaaday

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasa arada Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshi isiinta Galmudug Cumar Maxamed Diiriye Guuree ye, isla markaana ay qeyb ka ahaayeen Maamulka Gobolka Mudug kana Degmada Gaalkacyo, Odoya asha dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa gaaray deeg aanada Saax-wanaag iyo Laanwaa lay.

Degaannad ay mas’uuliyiintaan gaa ree ay aa dhawaan waxaa uu dagaal ku dhexm aray dad Xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland, waaana ay ku guul aysteen inay soo qaadaan Ciidamadii xo ola Dhaqatada kasoo jeeday dhinaca Galmu dug.

Kala qaadista Ciidamada ayaa ka dambaysay kadib markii Dorraad kulan uu dhexmaray Masuuli yiin ka tirsan Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntlanad isla markaana xal looga gaaray xiisadda ka taagan Deegaanada Hoos yimaada Saaxqurun.

Odoyaasha degaanka ayaa soo dhawee yey kala qaadista Ciidamada iyo Waan waanta ay wadaan Maamulada Galmudug iyo Puntlanad, waxayna balanqaaden dhaqan galinta Is afgaradka labada Dhinac.

Maraykanka iyo Carabta oo ka shaqaynaya qorshaha dawlad ay yeelato Falastiin

Sida laga soo xigtay ilo ka yimid sara akii sha Mareykanka iyo Carabta oo laga soo xig tay wa rbixin ay qoray wargeyska The Wash ington Post, ayaa sheegaya in ay jiraan dare en degdeg ah oo ku saabsan in la abuuro nab ad waarta oo dhex marta Israel iyo Falastiin.

Waxaa socda dadaallo lagu doonayo in la gu qe exo waqti gaar ah oo la dhi sayo dowla dda Falastiin, iyadoo calaamaduhu ay muujina yaan in ku dha waaqista arrimahaasi uu imaan karto toddobaa dyada soo socda, sida lagu xusay warbixintu.

Waxaa sidoo kale warbixinta lagu sheegay in xabbad joojinta iyo wada-hadallada la-haystayaal ee u dhexeeya Israa’iiliyo Xamaas ay ku xidhan yih iin sida loo maareeyo qorsha yaashan ballaa dhan ee ka socda dhinaca Mareykanka iyo dalalka Car abta.

Sida warbixinta lagu sheegay, saraakiisha Mar eykanka ayaa ka dhawaajiyay suurtagaln imada in la aqoonsado dowladda Falastiin, iy agoo carrabka ku adkeeyay in aqoonsigaas uu muujin karo qaab cusub oo loo wajaho dad aallada nabadeed ee gobolka.

Wasaaradda Caafimaadka oo qalab kala wareegtay Urur gobaleedka IGAD

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaad ka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa agab Computer-ro ah kala war eegtey Urur gob oleedka IGAD.

Munaasabadda lagula wareegayey qalabka wa xaa goobjoog ka ahaa xubno ka socdey Urur gobol eedka IGAD, agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasa aradda Caafimaadka iyo dary eelka bulshada Xuk uumadda Federaalka So omaaliya, qaar ka mid ah shaqaalaha Was aaradda iyo xubno kale.

Qalabkan ayaa waxbadan ka tari doona fudu deynta shaqooyinka Caafimaadka ee loo gu talag aley in loogu adeego bulsho wa ynta Soomaaliyeed si loo hello nidaam Caafimaad oo hufan iyo in xogta Caafimaadka Dalka laga soo uririyo goobaha fog taasoo qeyb ka ah dedaalada socda ee lagu midey nayo xogaha Caafimaadka dalka.

Madaxa IGAD ee Soomaaliya Mudane Max amu ud Kaarshe ayaa sheegey in qalabkan Computer-rada ah ay qeyb ka yihiin deda ala da ay IGAD ku garab istaageyso Soomaa liya gaar ahaan qeybta Caafimaadka, waxa uu na xusey in IGAD diyaar u tahay ka qeyb qaada shada horumarinta Caafima adka Soomaa liya.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaad ka iyo daryeelka bulshada XFS Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa ka mahadcelisey taag eerada Urur go boleedka IGAD markasta la garab taagan yihiin hor umarinta Caafimaadka Soomaaliya, waxayna sidoo kale xustey in l xoojiyo wadashaqeynta Wasaarad da Caafima adka iyo Urur goboleedka IGAD.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bu lsh ada Xukuumadda Federaalka Soom aal iya waxaa ka go’an wax ka qabashada baah iyaha Caafimaad ee ka jira Dalka iyo sidii lagu hor umarin lahaa Caaf imaadka Soomaaliya si loo gaaro yoolka horuma rinta Caafimaadka Qar anka.

WARBIXIN: Qiimaha sarifka Dolarka oo hoos u dhacay Dalka Kenya

Wararka laga helaayo caasimada Dalka Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya inuu hoos u dhacay Qiimaha sarifka dollar ka mar ka lagu badalaayo lac agga Kenya. Waxaa dib u soo kab anaya qiimaha shilin ka Kenya oo wareer geliyay dadka Ke nya ku dhaqan oo Soomaalidu ka mid tahay. Xaafada Islii ee Soomaalida ayuu saame yn xooggan ku yeeshay markii uu kor u kacay qiimaha sarifka doolarka.

Cumar Ibraahim Xuseen oo ka mid ah mas ’uul yiinta ganacsatada Soomaalida ee Kenya ayaa u sheegay Idaacada VOA-da laanteeda afka Som aliga inay xaaladu hada soo hagaag eyso madaa ma mar uu gaaray 100-ka doolar in lagu sarifto 16-kun shilinka Kenya iyo wax la jira halka Dorraad lagu sarifayo boqolkii doolar 13 kun.

"Ilaa sedex kun ayaa hoos uga dhacday la cagtii 16-la kun ahayd ee boqolka doolar lagu sarifi jirey”ayuu yiri Ganacade Cumar Ibraahim Xuseen .

Soomaalida Kenya is badalka sarifka wu xuu saameyn ku yeeshay raashinka iyo qey bah kale sida Kirada guryaha oo wax kasta lacag lagu daray bale hada waxaa la rajeyna yaa inay xaaladu halke edii ku soo laabato.

Ganacade Cumar Ibraahim Xuseen mar uu ka hadlaayay sababti doolarka ku keenay inuu kor u kaco ayuu sheegay inay ahayd Doolar badan oo Dowlada Kenya ay suuqyada soo ge lisay.

"Sidaad ka war heysaan Dowlada Kenya ayaa demand bangiga adduunku ku lahaa iska nadiifisay kadibna mid cusub ilaa 2 bilyan ayay soo qaateen ka dibna dalka soo geliyeen ,taasaa keentay ware erka sarifka ku yimid” ayuu yiri Ganacade Cumar Ibraahim Xuseen

Nin hubeysan oo yuhuud ku laayay koonfurta Israa’iil

Weerar ka dhacay koonfurta Israa’iil ayaa la soo sheegayaa in nin hubeysan uu rasaas isaga furey meel basaska laga raaco oo dad kuna ku badnaay een.

Lix ruux oo Yuhuud ah ay aa ku dhaawacm ay weerarka asi xili Booliiskuna goobta soo gaareen markiiba.

Saraakiisha Booliisna ayaa weerarkaas wa xay ku sheegeen inay uga shakisan yihiin in uu ahaa mid argagaxiso.

Booliska waxsy intaasi ku dareen in weerar kaani uu ka dhacay koonfurta magaalada Kiryat Malakhi.

Ninka hubeysa ee weerarka fuliyay ayaa lagu sheegay inuu ahaa qof rayid ah ooh goobta ku sugnaa

..SOURCE AL-JAZEERA

Israa’iiloo weerartay cusbitaalka ugu weyn Koonfurta Qaza

Ciidamada dalka Israa’iilayaa weeraro ka ful iyey gudaha cusbitaalka ugu weyn Koonfu rta Qa za, iyada oo saraakiisha caafimaadka ee Qaza ay sheegayaan, in ciidama da Israa ’iilay dileen hal qof, halka ay cusbitaalka gudih iisa ku dhaawaceen tiro kale.

Ciidamada Israa’iilayaa war ay soo saar een ku sheegay inay heleen warbixin sirdoon oo sheegay sa in Xamaas ay qaar ka mida la-haystayaasha Isr aa’iilku hayaan cusbitaalka Nasser ee Khan Yunis, iyaga oo sheegay inay dhici karto inay halkaas yaallaan qaar ka mida meydadka la haystayaasha Israa’iil

Israa’iilayaa markale ku celcelisay eeday maha ay u jeediyaan Xamaas oo sheegaya in ay shacabka Falastiin u isticmaalayaan, gaa shaan ahaan, iyaga oo sheegay inay shacab ka uga digeen inay goobahan iskaga baxaan.

Wasaaradda Caafimaadka ee Qaza ayaa 7aadkii hore sheegtay in askari ka tirsan ciida ma da Israa’iilee meelaha durugsan wax ka toogta, in uu u diiday shacabku inay goobah aas ka baxaan.

Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn ayaa iyag una cambaareeyey amarada la xidhiidha, in shacabka laga daadgureeyo goobahaas.

Hoggaamiyihii ugu weynaa ee mucaaradka u ahaa Vladamir Putin oo xabsi ku geeriyooday

Hoggaamiyihii mucaaradka ku ahaa naftana u galay madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Put in ayaa ku geeriyooday xabsi uu ku xirnaa, waxaa na jira shaki badan oo hareeyay dhimashadiisa.

      Alexey Navalny, ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday xabsi si weyn loo ilaaliyo oo kuyaalla galbeeda Seybira, ma na laga bixin faah faa hino badan geeridiisa oo goordhaw un soo shaac baxday,

Hoggaamiyahan geeriyooday ayaa san nadkii 2020-kii lagu sumeeyay sunta dareemaya asha saameysa ee loo yaaqaanno Novichok ee Sib eria, waxaana markaasi loo qaaday dalka Jarmalka oo lagu soo dawee yay.

Siyaasigan oo kusoo caan baxay dhaleece ynta madaxweynaha Ruushka iyo maamul kiisa ayaa marar badan xabsiga la dhigay, waxa uuna hadda ugu dambeyn ku dhax geer iyooday xabsigii uu ku xirnaa isaga oon hank iisa siyaasadeed aan gaarin.

Garsoore Soomaaliyeed oo kamid noqday liiska xubnaha u tartamaya qabashada Ciy aaraha Koobka Adduunka ee 2026-ka

Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa noqday taarii khda markii ugu horreysay garsoore So omaaliyeed oo kasoo muuqday Koobka Q/ Qaarada Afrika ee AFCON ee ka qabsoomay dalka Ivory Coast.

Garsoorahaan oo ah midka ugu da’da yar Gars oorayaasha Africa ayaa ka qeybgalay illaa 8 kulan ,wu xuuna ka mid noqday liiska loo xushay inay in ay u tartamaan qabashada Ciy aaraha Koobka Adduunka 2026 ka ee ka dhici do ona Waqooyiga America.

Halyeey Cumar Ca/dir Cartan waxa uu me el sa re gaarsiiyay magaca Somaliyed, sidaa daraa deed,waxa uu mudan yahay in loo sam eeyo maa muus qaran iyo soo dhoweyn diiran

Xoghayaha Guud ee QM oo cambaareeyey fal ay ku kaceen ciidamada Israel

Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysa tay xerada qaxootiga ee Nuseirat, oo ku taalla bartam aha Gaza, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 12 qof Khamiistii, sida uu sheegay afhayeen u hadlay Isbitaalka Martyrs Al Aqsa.

Toban ka mid ah dadka la dilay ayaa ahaa haween iyo ca rruur, afhayeen u hadlay iyo dhaqtarka isbitaalka ayaa shee gay. Labada kale ee dhaawaca ah ayaa la sheegay inay ahaayeen rag da’ ah, sida ay sheegeen. Ciida mada Israa’iil kama hadlin duqeynta lagu eedee yay.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa cambaareeyay weerar ka ay ciidamada Israel ku qaadeen xarun lagu magac aabo Khan Younis Hospital, sida uu sheegay afhay eenka Qaramada Midoobay Stéphane Dujarric.

Ciidamada Difaaca Israel (IDF) ayaa Kham iistii Dorraad weeraray Isbitaalka Nasser ee Ga za, wax ayna sheegeen inay xireen dhowr tuhmane.

Laba dhalinyaro Mareykan ah ayaa la soo war iyay in lagu dilay Daanta Galbeed, Xogha yaha Arr imaha Dibadda ee Mareykanka Ant ony Blinken ay aa Khamiistii tacsi tiiraanyo leh u diray laba dhali nyaro Mareykan ah oo la sheegay in lagu dilay Daanta Galbeed.

Wuxuu sheegay in ay waajib tahay in baari taan lagu sameeyo dhimashadooda. CNN ay aa horey u sheegtay in labo wiil oo Falastiini balse heysta dhal ashada Mareykanka lagu dil ay Daanta Galbeed muddo bil gudaheed ah ay na talaabadaas ka dambeeyeen ciidamada Israel.

DAWADII QURUXDA OO DAMEERAHA GASHAY DAMEER

Steve gaari-dameer ayuu biyo ku dhaamiyaa si uu ugu maareeyo nol oshiisa. Ku dhawaad 20 jiirgaan ayuu biyaha ku shubaa ka dibna waxa uu u geeyaa macaamiishiisa.

Balse dhowr maalmood ka hor, Steve waxaa dameerkii ka xaday dad aan la aqoon, kuwaas oo isticmaalaya har aggiisa si ay daawo uga sam eey aan.

Dameerka Steve waxaa la xaday xilli uu ku maqnaa de egaankiisa. "La bo maalmood ayaan raadinayay dameerkeyga mana helin,” ayuu yiri. Sida uu sheegay seddax maalmood ka dib waxaa soo wacay saaxiibkii oo u sheegay inuu arkay dameerkiisa oo dhintay.

Dameeraha waxaa lagala baxaa haragga waana ganacsi muran ka taag an yahay oo adduunka ka jira. Waxaa laga helaa wax la yiraahdo 'Gelatin' oo daawo laga sameeyo. Shiinaha ayaana aad looga doonayaa, waxaana looga yaqaan Ejiao.

Daawadan ayaa la sheegay in ay kor u qaadeyso caafimaadka quruxda iyo dhallinyaran nimada. Si loo sameeyo ‘Gelatin’ waxaa la kariyaa haragga dameerka kaas oo ugu dambeyn laga dhigo budo, kaniini ama dareere.

Harag dameer DONKEY SANCTUARY

Qoraalka sawirka,Harag dameerDadka ka horjeeda ganacsigan waxay she egeen in St eve iyo dadka kale ee la midka ah ee nolos hoodu ku tiirsaneyd dameerka ay dhibaato ku tahay daawadan.

Warbixin cusub ay soo saartay hay’adda Britian laga leeyahay ‘The donkey Sanct uary’ oo ka horjeeday ka ganac siga haragga dame eraha ilaa iyo 2017-kii ayaa ku qiyaastay ku dhawaad 5.9 milyan oo dameer in adduunka sanad k asta loo dilo si haragga looga bix iyo. Shiinaha inta dameer ay u dilaan si loo same daawadan way adag tahay in la helo. Dameeraha ku nool qaaradda Afrika waxaa lagu qiyaasay 53 milyan in ay gaarayaan.

Dawo THE DONKEY SANCTUARY

Dhoofka haragga dameeraha dalalka qaar waa la ogol yahay iyadoo kuwa kalena mamnuuc ka yahay. Qiimaha sare ee uu jooga haragga dameeraha iyo sida weyn ee loo doonayo ayaa ka dhigtay in la xado lana dilo dameerka.

Inta badan dalalka Afrika iyo Brazil ayaa doonaya in ay mamnuucaan in la dhoofiyo haragga dameeraha. Soloman Onyago oo la shaqeeya ‘Donkey Sanctuary’ ayaa sheegay in kala bar dameeraha Kenya la dilay.

Dameeraha waa gaadiid lagu qaado alaabaha, biyaha iyo cuntada me elo badan oo adduunka ah, waxayna muhiim yihiin nolosha dadka miyiga ku nool ee saboolka ah.

Hadii Afrika iyo Brazil laga mamnuuco waxaa suuragal ah in ganacsigan uu u wareego meelo kale.

Dameero,THE DONKEY SANCTUARY

Wasiirkabeeraha iyo arrimaha reer miyiga waxa uu sheegay in tirada da meeraha dalka ay 2 milyan hoos u dhacday laga bilaabo 1990-kii ilaa iyo 2021kii.

Shirkadaha Shiinaha markii ay bilaabeen in ay iibsadaan haragga dameeraha waxaa Afrika, Koonfur Ameerika iyo Aisa laga furay xarumo la gu qalo. Dalal ay ka mid yihiin Tanzania iyo Ivory Coast ayaa laga mam nuuc ay in dameeraha la dilo.

Dalka Itobiya cunista hilibka dameeraha waxaa loo arkaa ceeb. 2017-kii waxaa la xiray mid ka mid ah kawaanada dameeraha lagu qalo ka dib mar kii si weyn baraha bulshada loogu baahiyay cabashada dadweynaha. Maq aarka dameeraha waxaa loo dhoofiyaa hab sharcidarro ah.

Dameero Dalalka soo koraya dameeraha qiimo weyn ayey u leeyihiin dhaqaalahooda. Ejiao waxaa aad u iibsada dumarka Shiinaha ee maa lqabeenka ah. waa dawo kumanaan sano soo jirtay oo la aaminsan ya hay in ay leedahay faa’iidooyin bad an sida in ay kor u qaaddo tayada dhiigga iyo hurdo la’aanta. XIGASHO:-BBC

RUUSHKA OO SAMEYNAYA HUB LAGA BAQAY OO LAGULA DAGAALLAMO DAYAX GACMEEDKA

Dayax gacmeed Ruushka ayaa sameynaya hub cusub oo looga hart ago dayax-gacmeedka sida uu Mare ykanku sheegay balse weli hawa da uma dirin.

Afhayeen u hadlay aqalka cad, John Kirby, ayaa hadalkan shee gay maalin ka dib markii xubin sa re oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga uu soo saaray digniin aan cadeyn oo ah in ay jirto khatar amni oo halis ah.

Hubkan waa nooc hawada sare la dhigayo oo wata Nukliyeerka, wuxuu beegsanayaa dayax-gacmeedyada sida uu sheegay CBC news.

Mr. Kirby ma xaqiijin sida uu sheegay khamiistii, wuuna diiday in uu faa hfaahiyo khatarta. Balse wuxuu sheegay in aysan khatar degdeg ah ku soo fool laheyn Mareykanka.

Moscow waxay ku eedeysay Mareykanka in hubka ay sheegayaan in Ruushku haysto ay qiil uga dhigayaan si loogu qasbo kongarees ka in uu gargaar siiyo Ukraine.

Madaxweyne Biden waa loo sheegay arrintan ayuu yiri Mr. Kirby oo kaaliye sare u ah madaxweynaha.

Guddoomiyaha guddiga sirdoonka aqalka wakiilada, Mike Turner, ayaa soo saaray digniin qarsoodi ah taas oo dhalisay in warar laysla dhexmaro.

Hubka dayax-gacmeed loo adeegsado ayaa ka mid ahaa sheekooyinka qiyaaliga iyo filimada sida Superman iyo James Bond, balse khubarada mili teriga waxay hore uga digeen in dayax-gacmeedka uu noqonayo safka ho re ee dagaallada.

Dayax Maxaan kala soconaa khatartan?

Dowladda Mareykanka weli si cad uma sheegin waxa ay tahay khatarta uu ka hadlay Mr. Kirby.

La-taliyaha ammaanka qaranka, Jake Sullivan, ayaa sheegay in aamus naanta ay tahay ku talagal, isagoo u sh eegay suxufiyiinta in ay tahay in Marey kanka uu mudnaanta siiyo habka hay’a dihiisa ammaanka ku ururiyaan xogta sir doon ee ku saabsan khatartaas.

New York Times, ABC iyo CBS waxay sheegeen in khatarta ay la xir iirto Ruushka oo sameysanayo hub nukliyeer ah oo loo adee gsan karo in lagu duqeeyo dayax-gacmeed yada Mareykanka.

Mr. Kirby wuxuu u sheegay wariyayaasha in aysan jirin cadeyn muuj ineysa in hubkaas la sameeyay balse wuxuu sheegay in Mareyk anku dhab u qaadanayo khatartaas.

Muddo shan sano ah ayey madaxda Mareykanka iyo khubarada hawada sare ka digayeen in Ruushka iyo Shiinaha ay sameys anayaan aw ood militeri oo hawada sare ah si ay u gaaraan Mareykanka.

DayaxMa tahay shacabka in ay welwelaan?

Xildhibaano sare ayaa sheegay in aysan jirin wax dadku ay ka welwelaan, balse khubarada iyo sar aakiishii hore ee militeriga ayaa ka dig ay wax kasta oo khatar ku ah dayax-gacme edyada Mareykanka in ay yeelan karaan saameyn weyn.

Militeriga Mareykanka si weyn ayey ugu tiirsan yihiin isagaarsiinta day ax-gacmeedka. Waxay u istcmaalaan hawlo badan oo ay ka mid yihiin in ay wax ku sahmiyaan, in uu hago gantaaladooda iyo siyaabo kale.

Aad ayaa dayax-gacmeedka loogu tiirsan yahay. Waxaa loo adeegsa daa adeegyada jiheynta, gaadiidka iyo saadaasha hawada. Nolosha dadka caadigana waxa uu ka yahay qeyb weyn.

Tan iyo xilligii dagaalkii qaboobaa ayey dalalka horumaray, gaar ahaan Maraykanka iyo itixaadkii Soofiyeeti ku tartamayeen hubka loo isticmaalo hawada sare.

Dayax Sharciyo hawada sare miyaa jira?

Mareykanka, Ruushka iyo Shiinaha waxay leeyihiin awoodo ay ku weeraraan dayax-gacmeedka balse hub nukliy eer ma adeegsan karaan.

Saddaxduba waa saxiixayaasha heshiiska Hawada Sare ee 1967-dii kaas oo mamnuuca ya in dayaxa loo diro wax kasta oo sida hub nukl iyeer ah. Matthew Kroenig oo hore uga tirsanaa difaaca iyo sirdoonka ayaa BBC-da u sheegay in ay tahay wax caadi ah in dayax-gacmeedka uu muhiim noqodo.XIGASHO:BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip