Wasiir Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya

0
Sunday February 11, 2024 - 12:58:18 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cali Balcad oo warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya

    Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda, ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya u fadhin doono Soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda, ahna Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Kenya u fadhin doono Soomaaliya Mudane Cyprian Kupay Iringo, wuxuuna u rajeeyay inuu ku guuleysto xilka cusub ee loo igmaday. Docda kale, Danjire Cyprian Iringo ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay iyo in uu dalkiisa ku matali doono Soomaaliya, isagoo carabka ku adkeeyay inay ka go'an tahay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal ee deriska ah. Labada dhinac ayaa sidoo kale xaqiijiyay inay ka shaqeynayaan sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga dhinacyada kala duwan, sida amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo ganacsiga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip