HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OOO

0
Monday February 05, 2024 - 08:36:38 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OOO

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiye eyay geeridii ku timid Madaxweynaha Nam ibia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka iyo dowladda Namibia ee uga tacs iyeeyay geeriyooday H.E. Dr. Hage G. Geingob, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Namibia.

"Waxaan tacsi tiir aanyo leh u diray aa shacabka iyo dowladda Namibia ee uu ka geeriyooday H.E. Dr. Hage G. Geingob, Madax weynaha Jamhuuriyadda Namibia.

Dr. Hage G. Geingob waxa uu ahaa hogga am iye caan ah oo naftiisa u huray u adeegida dadki isa, isla markaana ahaa cod laga ixtiraamo qaa radda Afrika.

"Inta lagu jiro wakhtigan adag, waxaan garab istaagnaa qoyskiisa iyo dadka Namibia sida ay u murugaysan yihiin geeridii hoggaamiye weyn” sid aa ayuu yiri Madxweyne Xasan Sheekh

Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xannaanada Xoolaha

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa Shalay xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasa aradda xannaanada Xoo laha, Dhirta iyo Daaqa XFS Md. Xasan Xus een Maxamed (Eeley). Xu bnaha Guddiga oo gudna ya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xis aabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa Wasiirka si gaar ah wax uga waydiiyay shuruucda xannana da Xoolaha iyo kobcintooda, maaraynta mashaar iicda caalamiga ah iyo sida looga faa’iideeyo do wlad Goboleedyada, hannaanka ka faa’iideysi ga xoolaha nool, qorshaha Wasaaradda ee reer guu raaga xoolohooda ku waayay fatahaadihii dalka ka dhacay iyo su’aalo kale oo muhiim ahaa.

Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa mid mid uga jawaabay dhammaan su’aalihii ay waydiiyeen xubnaha Guddiga, waxaana lagu ball amay wadashaqayn dheeraad ah iyo isla xisaa btan iyada oo lagudanayo waajibaadka Qaranka.

Madaale oo weeraray musharaxiintii hore oo diidan qorshe ka socda Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir

Yuusuf Ma daale ayaa Shalay warbaahinta kula hadlay banaanka hore ee xarunta golaha shac ab ka ayaa weerar afka ah ku qaaday musha raxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha Soom aaliya ee balan-qaadi jirtay inay ‘Dastuurka dham eystiri doonaan’ balse hadda diidan in dastuurka laga shaqeeyo oo la dha mey stiro, sida uu had alka u dhigay.

"Waxaan la yaabanah ay musharax ma guu leyste ah oo aan la ogeyn goor uu guuleysa doo no inuu shaqada dabada ku dheganaado oo yira ahdo maya dastuurka lama dhameystirayo, mar kii uu nala hadlayana uu dhaho waxaan dhame ystiri doonaa dastuur ka, goorma ayuu dhameyst irmayaa dastuurka dalkaan?” Ayuu yiri Madaale.

       Madaale ayaa sheegay in musharaxiintu ay saneeyaan balanqaad, tani ay muujineyso in ays an daacad ka aheyn balan-qaadyada ay same eyaan markii ay doonayaan in la doorto, isagoo tusaale u soo qaatay musharaxiintii balan-qaade ysay inay dastuurka ka shaqey doonaan, balse Shalay diidan in laga shaqeeyo, si loo dham eystiro. "Dastuurkaan kolba cid ayaa dhameystiri laheyd, wuxuuna waajib ka saaran yahay qol adii markaas talada heysa,” ayuu yiri guddoom iyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale.

Madaale ayaa Shalay looga yeeray kul anka baarlamaanka, wuxuuna hadalkaan jeed iyey markii uu banaanka u soo baxay isagoo farriin u diray baarlamaankaan 11-aad ee dalka.

"Baarlamaanka hadda tallaabo ayuu qaaday, waxaana ku dhiirigelineynaa inta har tay inay dha meytiraan oo shaqada dastuur ka ay iska soo ga bagabeeyaan, inaan dastuur ku meel gaar ah ku sii dhaqano suurtagal maaha,” ayuu hadalkiis a ku sii daray Madaale.

Guddoomiye Madaale ayaa baarlamaanka xusuusiyey in masuuliyadda ugu weyn ay ayaga saaran tahay, isla markaana shacabka Soomaali yeed ay ayaga sugayaan.

"Sida uu hadda baarlamaanku ugu guuleystay meel marinta sharciyo muhiim ahaa oo fududee yey in cunaqabateyntii hubka nagala qaado, wax aan ka codsaneynaa inay uga shaqeeyaan dast uurka oo dhameystiraan sharciyadeena ku meel gaarka ah,” ayuu yiri Gud. Madaale.

Xigasho:-caasimadda.net

Fiqi oo shaaciyey hal arrin oo uu maqaam ka Muqdisho u xayiran yahay

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in maqaanka magaal ada Muqdisho uu u xiyiran yahay dhameystirka dastuurka dalka, isagoo sheegay in wax tallaabo ah aan la qaadi karin ilaa inta laga dhameystirayo dastuur ka.Wasiir Fiqi ayaa Shalay warbaahinta kula hadlay ban aanka hore ee xarunta golaha shacabka, kadib markii looga yeeray kulankii Shalay ee xildhibaa nada golaha shacabka, isaga iyo duqa Muqdisho Yuusuf Madaale.

Wasiirka ayaa sheegay in maqaamka Muqdi sho uu qeexayo qodobka 9-aad ee dastuurka KMG ah ee dalka, balse hadda dastuurkiiba uu qabyo yahay, wuxuu intaas ku sii daray in dhowr iyo toban sano uu maqaamkii caasimada Muqdi sho u xayiran yahay dastuurka qabyada ah.

"Maqaamka gobolka Banaadir markii Shalay laga dooday waxaa soo baxday arrin dastuuri ah oo weyn, maqaamkii caasimada wuxuu u xayiran yahay qodobka 9-aad ee dastuurka, 11-sano ayey Muqdisho u xayiran tahay dib u eegista dastuurka,” ayuu yiri Fiqi.

Waaiirka ayaa sii hadlayey ayaa sheegay in shacabka Muqdisho ay Shalay ugu dhowdahay inay helaan xuquuqdooda, "Guddiga arrimaha gudaha ee BFS waxaan ku bogaadinayaa inay ka shaqeeyaan arrinta maqaamka Muqdisho, si loo helo shuruuc maqaamkeeda u ogolaaneysa caasimadda Muqdisho,” ayuu yiri.

Sidoo kale siyaasiyiinta mucaaradka ah ayuu Fiqi ku dhaliilay inay diidan yihiin in laga shaqee yo dastuurka, si looga gudbo caqaba daha dhan ka sharciga ka heysta dowladnima da Soom aaliya.

Wararkii ugu dambeeyey Xamas oo ka daga alameysa 22 furin oo gudaha Israel ah "Siyaa siyiinta waaweyn ee Muqdisho ka soo jeeda waxay mar walba sheegaan inay u doodayaan xuquuqda dadkaan, hadana markii la dhaho arrintii waa laga shaqeynaa oo dast uurkii waa la dhameystirayaa waxay soo saar ayaa warar car qaladeyn u eg, raggaas waxaan leeyahay is cesh ada inta shacabka Muqdisho aysan idinku soo bixin oo aysan idin dhihin naga wareega,” ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Fiqi. Wuxuu sheeg ay in dastuurkaan uu xaq-siinayo qoys iyo qabiil kasta, "waxaan rajeynay aa in shaqada ka socota dastuurka deg deg loo soo gabagabeeyo, waxa yna shaqada asi ku xawilan tahay oo dhameysti rkeeda aan ka sugeynaa baarlamaanka,” ayuu yiri wasiir Axmed Macalin Fiqi.

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Shir Caalami Ah Uga Qeyb Galay Dalka Sucuudiga

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soo maaliya Md.Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sa udi Car abiya kaga qayb galey Meertada 2aad ee Wasi irrada Difaaca Wadam ada ku bahoob ey Isb aheysiga Millateriga La-dagaalanka Arga gaxisada ee wadamada Islaa mka (IMCTC).

Wasiirka ayaa kaga warbixiyey guulaha Shac abka iyo dowlada Soomaaliyeed ay ka gaareen la dagaalanka iyo Ciribtirka Khawaa rijta Argagi xisida.

Dhanka kale kale Wasiirka ayaa shirka la wad aagay khatarta ay u leedahay geeska Afrika iyo Badda-cas xad gudubka Dowladda Itoobiya ay ku baal martay dhammaan Shuru ucda Caalami ga ah iyo kan Gobolka islamark aana ugu xadg udubtay Madaxbanaanida iyo badqabka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya.

Taliye Macalin Mahdi oo u hanjabay ninkii xa ask iisa dilay iyo dadkii fakuyay dilaaga

Taliyaha ciidanka booliiska qeybta gobolka Banaadir Macalin Mahdi Maxamed ayaa ka ha dlay baadigoobka ciidanka booliiska ugu jiraan ninkii xaaskiisa ku gubay kuna dilay magaalada Muqdisho.

Macalin Mahdi ayaa sheegay in booliiska wad aan raadinta Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ah gacankudhiiglihii dilay xa askiisa, waxa uuna sheegay taliyaha in booliiska soo qaban doonaan cid kasta oo dilaaga gacan ku siisay in uu baxsado.

"Asaga, ciddii fakisay, kii gaariga ku qaad ay, kan meesha uu jooga ku haya, intaba waa la soo qabanayaa, sharcigana waa la horkee nayaa, xataa kaligii lama soo qabana ayee, markuu im aanaayay gaaribuu watay, gaari buu ku baxay, Xamar gaari buu uga tagay, kuwa hadda haaya oo meeshuu jooga ku haayana waa lagu soo qa banayaa in shaa Allaahu” ayuu yiri taliye Macalin Mahdi.Taliyaha booliiska gobolka Banaadir ayaana sheegay in rejo ka qabaan in gacanta lagu soo dhigo ninka dilka argagaxa leh gees tay, waxa uu na xusay in uusan ninkaasi marnaba caddaalada ka baxsan doonin lana marsiin doono ciqaabta dambigii uu galay.

Booliiska Soomaaliya ayaa abaal-marin laca geed dul dhigay madaxa ninka dilaaga ah ee la baadigoobayo, waxaana booliiska lagu cadaa dinayaa sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen ninkan geestay dilka dad badan aad uga naxeen.

Ciidamo ka baxay Farumo dagaal oo la maxkam adeeynayo

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xab siga u dirtay in ka badan 30 kamid ah ciidanka Xoogga Dalka .

Ciidamada Xabsiga loo Taxa abay ayaa isugu jira Saraakiil iyo Askar sida ay sheegtay warbaahinta dowlada. Wax aa loo haystaa Baabuur , Hub iyo gab ciidan oo looga soo tegay furimaha dagaalka ee koonfurta gobalka Mudug

Hase ‘ahaatee Arintan ayaa dhacay intii ay socdeen dagaalo maalmihii la soo dhaafay dhex maray ciidamada xoogga dalka iyo Al shabaab.

Saraakiisha ayaa sheegay in raggan loo heysto dayacaad la xiriirta masuuliyadii ka saa rneyd ilaalinta hubka iyo agabka oo ay uga soo tagaeen Farumaha dagaalka

Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo billaabay qor she culus ka hor gogosha Garoowe

Sidaan hore u baahinay intii Garoowe loo joo gay cameelo-saarka Saciid Deni ma dhicin kulan gaar ah oo dhex-maray madaxweynaha Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Puntland Saciid Deni.

Labada nin ayaa mid walba ka gaabsanaa yay in la furo waxyaabaha la xi riira khilaafk ooda, si aan loo jiirin mowduucii loo tegay magaalada Garoowe.

Dhanka madaxweyne Xasan Sheekh waxaa kale oo la fahamsanaa in uusan rabin inuu galo shir gaar ah isaga oo ilaalinaya dareenka ra’iisul wasaarihiisa Xamza Cabdi Barre.

Hadda inta aan la gaarin shirka magaalada Garoowe loo madlan yahay, labadii madaxwey ne ee hore Shariif Sheekh Axmed iyo Maxa med Cabdullaahi Farmaajo oo raadinaya dhib co siy aasi ah, sidoo kalena raba in shirka Garo owe la gu dabro xawaaraha uu ku socda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay qorshe cusub.

Farmaajo iyo Shariif ayaa raadinaya in shirka asi uu qabsoomo, iyada oo Xasan Sheekh iyo Sa ciid Deni uusan khilaaf shaqsi ah dhex oolin, ka asi oo haddii uu sii jiro keenaya marw alba in mo wduucyada ay wadaan laga muhiimsanaado.

Sidoo kale waxay bilaabeen inay diirada saa ran in khilaafkan hoos loo dhigo, iyaga oo la had lay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Saciid Deni labadaba, islamarkaana weydiistay in arrimaha gaarka ah ee labada nin ka dhaxe eyay tan iyo magacaabistii kursiga ra’iisul wasaaraha inay dhex-dhexaadin ka samee yaan.

Madaxweyne Xasan iyo Deni ayaa sidoo kale la soo warinaya inay labaduba soo dhawe eyeen oo ay aqbaleen wada-hadalka ay garwa deenka ka yihiin labadii madaxweyne ee hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed.

Farmaajo iyo Shariif ayaa lagu wadaa in asb uucyada soo aadan ay tagi doonaan mag aalada Garoowe, si ay wada-hadallada u bilaaban.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo inta badan la gu yaqaano in uusan diidin wada-hadallada ayaa dhinaca kale la fahamsan yahay inuu dhawaan qaadi doono tallaabooyin la xiriira arr imaha dha meystirka dastuurka, taasi oo had dey dhacdana aan la ogeyn sida ay wada-hadalladaan iyo shir ka Garoowe-ba u qabso omi karaan.

Madaxweyne Xasan iyo kooxdiisa waxay aaminsan yihiin in iyaga iyo Saciid Deni waxa ay isku hayaan inay yihiin arrimo shaqsi ah, sidaas awgeed uma badna inay waqti galinay aan in arri maha qaar dartiisa loo xayiro, si gaar ah howsha dhameystirka dastuurka, tii oo dhinaca kale la xasuusto waxyaabihii waawey na ee u hirgalay intii Saciid Deni carada ku maqnaa.

Dad badan waxay is-weydiinayaan labada nin ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Sha riif Sheekh Axmed ma ku guuleysan karaan dhex-dhexaadintaan.

Waxayse taasi ku xiran tahay hadba sida ay labada dhinac tanaasul u muujiyaan, sida ay iyaga naftooda waa Shariif iyo Farmaajo uga fog aadaan inay isku milaan dhibco raa dintooda siya asadeed iyo dhayida boogaha khilaafka.

Iyada oo dhinaca kale la filan karo inay wax walba istaagaan haddii uu Saciid Deni markale miiska keeno doodda kursiga ra’iisul wasaaraha, maadaama uu madaxweyne Xasan Sheekh uu weli la dhacsan yahay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

DFS oo Shirweyne ka sheegtay khatar ay leedah ay xad-gudubka ay sameeysay Itoo biya

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soo maaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Mag aalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ku bahoobey Isbaheysiga Mil iteriga La-dagaalanka waxa loogu yeero Argag axis ada ee wadamada Isl aamka (IMCTC).

Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyey guulaha Shacabka iyo dowlada So omaaliyeed ay ka gaareen la dagaalanka iyo Ciri btirka dagaalamayaasha Al-Shabaab oo dagaal kula jira ciidanka dowladda Federaalka Sooma aliya.

Dhanka kale kale Wasiirka ayaa shirka la wadaagey khatarta ay u leedahay geeska Afrika iyo Badda-cas xad gudubka Dowlada Itoobiya ay ku baal martay dhammaan Shuru ucda Caa lamiga iyo kan Gobolka islamar kaa na ugu xadg udubtay Madaxbanaan ida iyo badqabka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaa lka Soomaaliya.

Madasha shirka ayaa sidoo kale khudbado ka jeediyay Wasiirada Difaaca ka socdany Wada mada ku bahoobey Isbaheysiga Militeri ga La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxis ada ee wadamada Islaamka (IMCTC).

Wasiir Xagaa "Waxaan cod dheer ku leena hay ma ogolin qaadashada Baddeenna,wa xaana u hureynaa nafteenna iyo maalkeenna difaaca dhulkayaga”

Wasiiru dowlaha wasaaradda Amniga gudaha XFS Md.Maxamed Cali Xagaa oo ka qeybgal ayay kulan looga soo horjeeday damac gurr acan dowaldda Itoobiya ee badd eenna Sooma aliya ayaa she egay in dowladda soomaliya aysan marnaba aqbali karin qaadashada iyo ku xadgubka qaranimad iyo jiritaanka um madda Soomaaliyeed,naftana loo horayo difaaca dalka.

"waxaan cod dheer ku leenahay ma ogolin qa adashada Baddeenna , waxaana u hureynaa na fteenna iyo maalkeenna difaaca dhulkaya ga”Wasiir Xagaa Wasiira xagaa ayaa dhammaan ummadda soomaaliyeed meel walba oo ay jogaan gaar ahaan shacabka ku nool gobolada waqooyi ugu baaqay in ay u midoobaan difaaca dalka,oo xadgudub qaawan ay ku soo sameey say dowladda Itoobiya. Wasiiru dowlaha Amniga gudaha Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa Maamulka waqtigiisu dhamaaday ee Muusa Biixi anan marnaba laga ogolaan doonin in uu bixiyo taako kamid ah dhulka,layskana cilin doono haddii Itoobiya isku daydo in ay u soo dhaqaado Badda Soomaaliyeed.

      Tan iyo markii horantii bishii koowaad ee sanadkan Itoobiya ay kuwada saxiideen heshiis benaad Ra’iisul wasaaraha Itoobiyo Iyo Muusa Biixi waxa gudaha dalka iyo dibadda inta ka dhacay dibad-baxyo waweyn oo looga soo horjeeday damac gurrac Itoobiya ee Biyaha Soomaaliya

Dad badan oo Cudurka Shubanka ugu geeri yooday degmada Xawaadley ee gobolka Sh/ Dhexe

Wararka ka imaanaya degmada Xawaadleey ee gobolka shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafayDad badan Cudurka shubanka ay ugu geeriyoodeen degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in 24kii saac ee la soo dhaafay degmada Xawaadleey ee gobolka shabeelada Dhexe ay ugu geeriyoodeen cudurka shubanka in kabadan 15 qof halka 25 kalena ay la ildaran yihiin cudurkan.

Degmada Xawaadleey ee gobolka shabeela

DhexemalahaXarumo caafimaad oo dadka lagu daweeyo waxaana dadka uu soo ritay Cudurka shubanka lagu daweeynayafagarayaasha degmadaas.

Hase ‘ahaate, degaannada Hirsabeelle ayaa waxaa weli ka jira Cudsurka shabubnka oo dhibaato ku haaya

Askari Jubaland ka tirsanaa oo Kismaayo lagu toogtay

Askari ka tirsanaa Ciidamada Maakulka Jub alnd ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay Mag aalo xeebeedka Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland.

Kooxo hubeysan ayaa toogtay askariga xili uu ku sugnaa xaafada shaqaalaha ee Maga alada Kismaay. Wararku waxay inntaasi ku darayaan in kooxihii dilkaasi fuliyay ay ka baxaadeen goo bta balse lagu raad joogo..

Waqtiydaan danbe xaalada amni ee Kisma ayo ayaa wanaagssneyd mana jirin dilalka nu uca n oo kale ah.

Qoorqoor iyo Golihiisa Wasiirada oo dhege ystay warbixin xasaasi

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gud doomiyay kulanka Golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xig enka D/Galmudug mudne Cali Daahir Ciid.

Ugu horreyn golaha ayaa wasiirka amniga ka dhageystay warbixin xasaasi ah oo la xarii rtay guud ahaan xaaladda guud ee amniga Galmu dug iyo howlgalada ka dhanka ah Al shabaab ee ka socda degaanada Maamulka.

Intaas kaddib Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug ayaa aad uga dooday mashaariicda socota iyo kuwa hortabinta iyo mudnaanta u leh bulshada Reer Galmudug.Madaxweynaha D/Ga lmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa golaha kula dardarmay dardargelinta qorshaha dowlada


Xog ku saabsan halka uu joogo ninka baxsadka ah ee xaaskiisa gubay

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasa dda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Axm ed Diiriye (Yabooh) ayaa shaaciyay xog ku aadan halka uu joogo ninka baxsadka ah ee xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho.

Yabooh oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Univer sal ayaa xaqiijiyay in eede ysanaha uusan ha atan ku sugneyn Muqdisho, isaga oo xusay in uu joogo gobollada dhexe.

Sidoo kale wuxuu beeniyay in ninkaasi uu ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaal ada Muqdisho, sida horay loogu sheegay warar soo baxayay.

"Waxaan rabaa inaan ku xaqiijiyo ninkaas in uu hadda joogin magaaalada Muqdisho, uuna ka baxay dhowr maalmood kahor, waxa an arkaa yay meelo ay ku qoran tahay garoon ka ayuu ka baxay ninkaasi garoonka kama uus an bixin dhulkuu ku baxay, haddana gobollada dhexe meelo kamid ah ayuu joogaa” ayuu yiri guddoo miye Maxamed Yabooh.

Guddoomiye ku xigeenku wuxuu sheegay in eedeysane Sayd Cali Macallin Daa’uud uu Xa mar ka baxay maaln kadib markii uu dhibka gay stay, isla markaana mar dambe la ogaaday.

"Qofka haddii baaritaan lagu haayo ogaa shih iisa waa kasii duwan tahay Sayd Cali Muq disho ma joogo, dhowr maalmood ka hor ayuu san joo gin, sida ay xogta nagu soo gaareyso isla mark iiba maalin kadib magaalada waa uu ka baxay” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Wararkii ugu dambeeyey Xamas oo ka daga alameysa 22 furin oo gudaha Israel ah

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in laama ha amniga ay sameeyeen dadaal xoog an, wel ina uu socdo baaritaanka lagu hayo eedeysan aha, si loo soo qabto.

"24-kii saac ee ugu dambeysay ayaan dad aal ku bixineynay, haddana weli juhdiga waa soc daa, marka dhacdadaas waxaa waayay waa mid aan aad uga xunahay” ayuu yiri.

Booliska Soomaaliyeed ayaa dhankiisa she egay in la rumeysan in ninkan uu u baxsa day go bollada dalka, kadib markii uu dhibaat ada ka gay stay magaalada Muqdisho.

"Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu 26 Jan. 2024 gubay xaaskiisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi Jaziira, isla mark aana baxsaday. Baadi goob ka eedeysanaha ayaa ka socda Caasimada iyo Gobolada dalka oo la rumeysanyahay inuu u baxsaday” ayaa la gu yiri qoraal kasoo baxay taliska booliska Soomaaliyeed.

Si kastaba, falkan argagaxa leh ayaa dhaliy ay caro xoogan, waxaana weli cadaalad dalban aya ehellada marxuumadda oo sheegay in aan la aasi doonin inta laga soo qabanayo ninka gubay, waxaa sidoo kale arrintaan si kulul uga hadlay baarlamaanka Soomaaliyeed.

Kulan looga soo horjeeday damaca gurracan Itoobiya ee Badda Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho Shalay lagu qabtay kulan ballaaran oo looga soo horjeeday damaca gurracan Itoobiya ee badda Soomaaliya. Kulan oo ay soo qaban qaabiyeen siyaasiinta iyo bulshada gobolka Awdal ayaa waxa ay ka dhiidhiyeen damaca itoobiya iyo xadgudubka ay ku sameysay qarnimada iyo madaxbannaanida ummadda Soomaaliyed.

Waxaa ka qeybgal kulanka xildhibaano kat irsan 2da gole ee BJF,wasiirro iyo bulsha da ka soo jeeda gobolka Awdal kuwaa oo she egay in dowladda ay ku garab taaganyihiin go’ aanka ay ka qaadatay damaca liita ee dowla dda Itoobiya.

Suldaan Diire oo waxgaradkii goobta ka had lay kamid ahaa ayaa sheegay in Soomaal ida meel walba oo ay joogta looga.baahanya ha y in ay u istagaan difaaca dalka.

"Inaan dirirno mooyee dawo kale ma heynee dabka qaata oo kaca xeebahana difaaca ”Sulda an Diiriye

Sanator Bilaal Ismaaciil Cabdullaahi oo kamid ah sanatarada kasoo jeeda gobolka Awdal ayaa yiri"Reer Awdal Shalay waxa ay muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan Damaca Ethiopia”

Xildhibaan Maxamed Xuseen Haadi "ogol aan meyno innagoo Muslimiin ah inaan badd eenna ka iibino Gaalo”

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dr Maxa med Xasan oo ku hadlayay afka guddiga qaba an qaabada kulan difaaca Badda Soomaaiya ay aa sheegay sida shacabka rer Awdal aysan mar naba raali uga ahayn in la qaato badda Soomaal iyeed.

"Haddii aan nahay shacabka reer Awdal mar naba raalli kama noqoneyno in baddeenna iyo dhulkeennu gacmaha ka baxaan”sidaa waxa yiri Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Soomaaliya

Wasiir Xagaa oo isna hadlay ayaa yir "wa xa an cod dheer ku leenahay ma ogolin qaada sha da Baddeenna , waxaana u hureynaa naft eenna iyo maalkeenna difaaca dhulkay aga”

Ciidanka xoogga oo fuliyay howlgal lagu burb uri yay fariisimo ay lahaayeen AS

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dega anka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka fuliyay de gaano dhaca bariga gobolka Galgaduud ee dow lad goboleedka Galmudug.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciid amada ka sameyeen deegnada kala ah Bacadka Digireed, Joqofoow, Dahar Faqay, Cali Yabaal, Isgooska Xeydoow, Galka Dhaal eey, Xaaji dha gax, Maraayga Sodonka, halkaa oo khasaaro la gu gaarsiiyay Shabaabka.

Sareeye Gaas Cali Caraaye Cosoble Gacma Dulle, ayaa tilmaamay oo kamid ahaa saraki isha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheeg ay in sidii loogu talagalay uu u dhacay howl galka.

Howlgalada intii ay socdeen ayaa lagu burb uriyay fariisimo dagaalamayaasha ay ku lahaa yen deegaanadaasi sidoo kale Ciidmada ayaa soo furtay Agabyo milatari, waa sida hadalka u dhigeen saraakiil u hadlay Taliska ciidanka xoo gga.

Si kastaba, maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa deegaano dhaca koonfurta Gobolka Mud ug iyo Galgaduud ka dhacayay howlgal isugu jiray Duqeyn diyaaradeed iyo dagaal toos ah oo dhexmarayay ciidanka xoogga iyo Al-Shabaab.

Madaxweyne Hage Geingob oo geeriyood ay iyo Madaxweyne Xasan oo ka hadlay

Madaxweynaha dalka Namibia Hage Gein gob ayaa Shalay ku geeriyooday isbitaa lka Lady Pohamba ee caasimadda Windhoek, halkaas oo la sheegay in muddooyinkii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay.

   Hage Geingob 82-sanno jir ahaa ayaa la sheegay in uu ku dhacay cudurka kansarka , waxa ana xaalada madaxweynaha muddo la tacaala yay dhaqaatiir gaar ah oo loo xil saaray, waxa ana la sheegay in uu geeriyooday xilli ay qoyski isa hareer joogeen.

Madaxweynaha geeriyooday ayaa ahaa rugca daa siyaasadeed oo muddo dheer ku dhax jiray siyaasada dalka Namibia tan iyo markii xuriyadda dalkaasi qaatay, waxaana geerida madaxweyn aha ka dhacay dadka reer Namibia.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha So omaaliya ayaa farriin tacsi ah u diray shacabka iyo dowladda dalka Nambia, waxa uuna ku tilm aamay madaxweynaha geeriyood ay nin wax-qabad badan oo muddo dheer usoo shaqeeyay dalkiisa iyo dadkiisa.

"Xiligan adag, waxan garab taagan nahay qo yskiisa, iyo dadka reer Nambia ee u boroorr ana ya waayitaanka hoggaamiyahoodii waynaa” ay uu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud.

Madax badan oo hoggaamisa qaar kamid ah waddamada caalamka ayaa ka tacsiyade eyay geerida ku timid madaxweynihii dalka Nambia, waxa ayna farriimo tacsi dareen xam baarsan madaxdaasi u direen dowladda iyo shacabka Nambia.

Madaxweyne xigeenka Puntland oo Qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Md.Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Qasriga Ma daxtooyada ku qaabilay Wa kiilka Hay’adda WFP ee Pun tland Mr Shashi Menon iyo wefti uu hogaaminayey.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xidhiidhka wadashaqayneed ee Puntland iyo Hay’adda WFP, sidii WFP kaalin xoogan uga qaadan laha yd kor uqaadida wax-soosaarka dalka iyo u adk aygsiga abaaraha ee bulshada.

oo waxyeello u geysanaya ammaanka Israel” ayuu yiriNetanyahu ayaa waxaa saaran cadaadis dhan walba ah, iyadoo khilaafka ka dhex jira isba haysi giisa iyo golaha wasiirada dagaalka ay ku hanj abayaan inay dowladda gaarsiin doonaan meel burbur ah, waxaana isu soo baxyo waawe yn oo dalka ka dhacay ay ku dalbanayaan inuu xilka ka dago oo uu dalka u diro doorasho

Masuuliyiin iyo Saraakiil Shalay booqday boost eejooyin loo asteeyay Bajaajleyda Garowe

Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan oo ka tiran Maa mulka Puntland gaar ahaan Maamulka Garo we ayaa Shalay booqday boosteejooyin cusub oo loo asteeyay Bajaajleyda Garowe.

Masuuliyiinta ayaa faray bajaa jleyda inay ou ekaadaan boosteejo oyinka loo asteeyay oo ay halkaasi ka qaadaan rakaabka.

"cidii amarkaas jabisa Talaabo ay aa laga qaadi doonaa”ayuu yiri Maxamuud Cali gurey oo ah Xoghayaha dowladda Hoose degma da Sidoo kale waxaa kormeerka ka hadlay Gud oomiye ku xigeenka degmada Garowe Maxam ed Xamari kaasoo tilmaamay in Bajaajl eyda loo

samayn doono Calaamad ranji ah .

Xamaas oo dalbatay in Israel ay sii deyso hog gaamiye loo yaqaan Nelsan Mandelaha Falastiin

Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arka an Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxwey nahooda. Waa maxbuuska ugu magaca weyn eek u jira xabsiyada Israa’iil.

Hadda ayaa xorriyadda Marwan Barghouti waxa ay ka mid tahay qodobada wadaxaaj oodka xabbad joojin dhexmarta Xamaas iyo Israa’iil. Hogaamiyayaasha Xamaas ayaa Jimc ihii dalb aday in Israa’iil ay sii deyso Barghouti, oo ah hog aamiye ka tirsan kooxda Fatax ee ay Xamaas siy aasadda ku loollamaan, waxayna sheegeen in sii deyntiisu ay qeyb ka tahay heshiis kasta oo lagu soo afjarayo dagaalka.

Dalabkan ayaa indhaha mar kale ku soo jee dinaya Barghouti, oo dowr muhiim ah ku leh siy aasada Falastiiniyiinta xitaa isaga oo muddo ka badan labaatan sano xabsiga ku jira. Siidey ntiisa ayaa aasaas u noqon karta in ugu danbe yn loo doorto xafiiska qaran.

Xamaas ayaa sii deyntiisa dooneysa in ay da dweynaha taageero kaga kasbato, iyadoo sidoo kale u aragta Marwan in uu yahay shaqsi mideyn kara Falastiiniyiinta.

Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Osama Ha mdan ayaa dalbaday in la sii daayo Bargh outi iy adoo dhexdhexaadiyeyaasha caalamiga ah ay isku dayayaan in ay heshiis dhex dhig aan Isra a’iil iyo Xamaas ka dib ku dhawaad afar bilood oo dagaal ah.

Israa’iil ayaa dooneysa in la sii daayo in ka badan 100 qof oo la haystayaal ah oo wali ku jira gacanta Xamaas. Xamaas ayaa dalbana ysa in la soo afjaro weerarada militeri ee Israel ee khas aaraha badan dhaliyay, lana sii daayo kumanaan maxaabiis Falastiiniyiin ah.

In ka badan 100 la hayste oo Israa’iiliyiin ah ayaa la sii daayay ka dib xabbad joojin asb uuc socotay bishii Novembner. Israa’iil ayaa qiyaasa ysa in 136 qof ay wali ku jiraan gac anta Xamaas in kastoo 20 ka mid ah lagu dha waaqay in ay dhinteen. Iyadoo ay Israa’iil ka socdaan bannaan baxyo lagu dalbanayo in la haystayaashaasi sida ugu dhaqsaha badan lagu sii daayo ayaa cad aadisku uu ku sii kor dhayaa Ra’iisulwasaare Min ister Benjamin Netanyahu oo laga dalbanayo in u u heshiis galo.

Falastiiniyiinta ayaa dhibaatada ehelladoo da xiran ay u tahay mid xanuun leh. Halka Isra a’iil ay "maxaabiista ammaanka” u aragto in ay yihiin argagixiso, Falastiiniyiintu waxa ay u arkaan gee siyaal la dagaallamayay gumaysiga Israa’iil. Dha bahaantii qof kasta oo Falastiini ah waxaa jira saaxiib, qaraabo ama qof uu yaqaan oo la xiray.

Hay’adda xuquuqda aadanaha Israa’il ee Ha Moked ayaa sheegtay in Israa’iil ay hadda u xiran yihiin ilaa 9,oo (sagaal kun oo qof). Xam aas ay aa dooneysa in dhammaantood la sii daayo. Laakin Xamdaan ayaa hadalkiisii Jimca ha xusay oo kale magacyada Barghouti iyo Axmad Saadat.

Saadat ayaa hogaaminayay koox yar oo 2001-dii dishay wasiir Israa’iili ah, waxaana loogu xukumay 30 sano oo xabsi ah dowrkii uu ku lahaa ka qeybgalka weerarkaasi.

Falastiiniyiinta ayaa u arka Barghouti oo 64 jir ah, kana tirsan xisbiga Fatax ee Madaxweyn aha Falastiin Maxamuud Cabbaas, in uu yahay kii beddeli lahaa Cabbaas oo 88 jir ah, mada xna u ah maamulka Falastiiniyiinta ee caalam ku aq qoonsan yahay, ahna dowladda iskeed isku xukunta oo maamusha qaybo ka mid ah dhulka ay Israa’iil haysato ee Daanta Galbeed.

Qadoura Fares, oo madax ka ah Wasaara dda Arrimaha Maxaabiista ee Falastiin, taag eerana Barghouti ayaa sheegay in haddii la sii da ayo uu noqon karo musharrax la isku raac san ya hay kaasi oo mideyn kara Xamaas, Fat ax iyo kooxaha kale ee Falastiiniyiinta. Ra’yi aruurin la sameeyey bishii December ayaa sheegeysa in Barghouti uu yahay siyaasiga ugu saameynta badan Falastiiniyiinta isaga oo ka horreeya Cabb aas iyo Hoggaamiyaha Xam aas Ismaaciil Han iyeh.

Israa’iiliyiinta ayaa Barghouti u arka nin arga gixiso ah, iyadoo in lagu qanciyo in ay sii daaya an ay tahay mid adag.

Barghouti, ayaa ahaa hogaamiyihii Daanta Galbeed intii uu socday Kacdoonkii labaad ee Fa lastiiniyiinta horraantii 2000, waxaana shan mar lagu riday xukun xabsi daa’in ah dowrkii uu ku lahaa dhowr weerar oo ay dad ku dhint een. Intii uu socday kacdoonkaasi ayay dabley Falastiin iyiin ah fuliyeen weeraro ismiidaamin ah oo dhi masho iyo dhaawac sababay oo lala beegsaday basaska, maqaayadaha, hoteella da iyo dad Israa’iiliyiin ah oo ku sugnaa guda ha Daanta Gal beed, taasi oo keentay aargoosi ba’an oo ay sam eeyeen militariga Israa’iil.

Sannadkii 2002-dii, Barghouti ayaa loo xir ay eedo dhowr ah oo la xiriira dil. Ma uusan is ka dif aacin isagoo diiday in uu aqqoonsado shar ciyadda maxkamadda.

Barghouti ayaa ku dhashay tuulada Kobar ee Daanta Galbeed sannadkii 1962-kii. Isaga oo taariikhda iyo siyaasadda ka baranaya jaam acadda Bir Zeit, ayuu gacan ka geystay mudaa haraadyadii ardayda ee lagaga soo horjeeday gumaysiga Israa’iil.

Israa’iil ayaa horey u diiday baaqyo ah in ay sii deyso. Waxa ay diiday 2011-kii in ay ku darto ilaa kun qof oo lagu bedeshay askari Isra a’iili ah oo lagu hayay Gaza, sida uu Fares sh eegay. Yehya Sinwar, oo ah hoggaamiyaha Xa maas ee Gaza ahna ninkii ka danbeeyey abaa bulka wee rarkii Aktoobar ayaa lagu sii daayay heshiiskaasi maxaabiista la isku dhaafsaday.

Wada xaajoodkii 2011-kii ayaa ku saabs anaa oo qura sii deynta hal la hayste. Iyadoo nolosha in ka badan 100 qof oo la haystayaal ah ay hadda miiska saaran tahay ayaa waxaa jira cadaadis ka badan kii hore oo saaran Isra a’iil sidii ay ku sii deyn lahayd maxaabiista Fal astiin iyiinta ah. Taasi waxa ay ka dhigi kartaa mid u jilicsan in ay gasho heshiis keeni kara in Barghouti la sii daayo ayna Xamaas xoojiso sum caddeeda Falastiiniyiinta.Source Voa

Imran Khan Iyo Xaaskiisa Oo Markale Lagu Xukumay 7 Sano Oo Xabsi Ah

Maxkamad ku taal Pakistan ayaa riday ra’iisul wasaarihii hore Imran Khan iyo xaask iisa ku xukuntay 7 sano oo xarig ah ka dib markii maxka madu ay sheegtay in guurkoodu uu yahay sharci darro.

      Maxkamaddu waxay xukuntay in Imran Khan guurkii uu la galay Bushra Bibi sanadkii 2018 uu ahaa mid ka baxsan diinta Islaamka oo sharci darro ah.

Sidoo kale xukunka todobada sano ah, max kamada ayaa Khan iyo Bibi ku soo rogtay gan aax dhan 500,000 rupees ($1,800; £1,420).

Waxaa dacwad ka gudbiyay lamaanahan nin la sheegay inuu hore ufuray Bibi, kaas oo shee gay in guurkeeda Khan uu ahaa mid sha rci darro ah maadaama aysan dhamaysan haweeneyda cudada.

Arbacadii la soo dhaafay, Imran iyo Xaaski isa ayaa lagu helay dambi ah inay ka faa’iid eysteen hadiyadaha dawladda.

Khan, oo 71 jir ah, ayaa sheegay in kiisa ska faraha badan ee ka dhanka ah isaga ay yihiin kuwo siyaasadeysan. Kabtankii hore ee Cricket-ka Pakistan oo isu rogay siyaasi ayaa xilka ra’iisul wasaare laga tuuray 2022-kii.

Maxkamad ayaa laga dhisay gudaha xab siga Adiala ee Rawalpindi, halkaas oo Khan uu ku dhameysanayo xukunkii hore, wax aana loo heystaa dambiyo kala duwan.

Lamaanuhu waxay is guursadeen 2018, bilo ka hor inta aan Khan loo dooran ra’iisul w asaa raha. Bibi, oo ah dhakhtar xagga cilmi nafsiga ayaa la aaminsan yahay inay 40-jir tahay, had iyo jeerna xirato xijaab meelaha fag aarayaasha ah.

Khan ayaa waxaa uu hore u guursaday Jemima Goldsmith oo u dhalatay dalka Ingir iiska sannadkii 1995,waxayna is qabeen mu ddo sagaal sano ah iyadoo u dhashay labo wiil.

Guurka labaad ee 2015-kii, oo uu guurs aday wariye horena u ahaan jiray wariyaha cim ilada ee BBC Reham Khan, waxayna kala tag een wax ka yar hal sano.

Xukunka xabsiga ee sabtida ayaa ah kii sad dexaad ee Khan lagu xukumo wax ka yar todd obaad. Talaadadii, waxaa lagu xukumay 10 sano oo xarig ah kadib markii lagu eedeeyay inuu faafiyay dukumentiyo sir ah.

Kiiskii maxkamadda Arbacadii ayaa ku qotom ay eedeymo ah in isaga iyo xaaskiisa ay iibiyeen ama haysteen hadiyado dowladeed oo ay ka helaan xafiiska, oo ay ku jiraan dahabka uu leeya hay dhaxal sugaha Boqortooyada Sa cuudiga.

Labadaba waxa lagu xukumay 14 sano oo xarig ah kiiskaas. Maxkamaddu waxay xukun tay in Bushra Bibi loo oggolaaday inay ku jirto xabsi guri.

Kumanaan taageerayaasha xisbiga ah ayaa la ururiyay ka dib mudaaharaadyo – mar arka qaarkood rabshado – markii Khan xabs iga la dhigay sannadkii hore. Sidoo kale waxaa ka cara ray dalka Pakistaan xubno badan oo ka tirsanaa xisbiga uu hogaamiyo Imran Khan,

Ninka loo saadaalinayo inuu ku guuleysan karo ayaa ah Ra’iisul Wasaarihii hore Nawaz Sharif oo saddex jeer xilkaas hore u soo qabtay.Waxa loo xiray musuqmaasuq Nawaz Sharif ka hor doora shadii 2018 ee uu Imran Khan ku guulay stay.

Dad badan oo falanqeeya ayaa sheegaya in uu hadda ay taageerayaan ciidamada awo odda badan ee Pakistan.

DHIRTA SOOMAALIYA AY CAANKA KU TAHAY IYO DHIBAATADA HAYSATA

Dhirta Soomaalida

Inkastoo la heli karo dhowr waxyaabood oo Soomaalida u gooni ah, la guna yaqaanno, hadd ana kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah dhir u gooni ah oo ka baxda dhulka Soomaalida.

Sidaasoo ay tahay, deegaannada Soomaalida mid kasta dhir u gooni ah oo lagu yaqaanno ayuu leeyahay.

”Dhulka webiyada u dhaxeeya wuxuu caan ku yahay dhirta qodaxda leh ee dheecaanka uu ka yimaado, kaas oo xabag isku beddela, sida Malm asha, Luubaanta iyo cadaadda, waxaana Soomaaliya laag helaa 25 geed oo noocaas, halka Afrikada bari oo dhan laga helayo 7 ilaa 8 geed” sidaa waxaa yiri Cismaan Geeddow Caamir oo ah khabiir aad u yaqaanna dhirta iyo Shimbiraha, haatanna ah agaasimaha matxafka qaranka ee Sooma aliya.

Wuxuu intaa ku daray in dhulka buuraleyda ah sida Cal Madow iyo Da alo lagu arko dhirta caleemaheedu bal-balaaran yihiin oo deegaannad aas ay caanka ku yihiin.

Dhirta Soomaalida

”Gobollada waqooyi iyo kuwa dhexe waxaa u badan oo lagu yaqaan geedka dacarta, dhinaca Puntland-na waxaa lagu yaqaan maydiga iyo beeyada oo ka baxa buuraha gobolka Bari” ayuu sii raaciyey.

Dhanka gobollada uu maro webiga Jubba wuxuu shegay in laga heli karo dhi rta caleemaha waaweyn ”ee aan qodxaha lahayn, kuwaasoo ku teedsan dhulka xeeb aha iyo jasaa’irka jubbada hoose ilaa iyo Zanzibar, waxaana dhirtaas ka mid ah geedka loo yaqaano Mangrove oo ah geed ka baxa dhulka biyuhu fadhiyaan, waana dhir uu deegaankaas caan ku yahay oo ilaa lix nooc oo kala geddisan laga helo” ayuu sii raaciyey Cismaan Geed dow Caamir.

Wuxuu sheegay in afar meelood oo meel dhirta hadda yaqaanno ay Soomaaliya u gooni tahay ”waxaan gacanta ku hayna 3,165 nooc oo geedo ah, 927 ka mid ah waxay khaas u yihiin Soomaaliya, meel kalena lagama helo” ayuu sii raaciyey, wuxuuna intaa raaciyey in dhulka uu ka hadlayo uu yahay Soomaaliya iyo Somaliland.

Dacar

Waxtarka dhirta Soomaalida

Wuxuu ka hadlay in dhirta inteeda badan ay manaafacaad u leedahay aadanaha iyo deegaanka.

”Siyaabo kala duwan ayaa dhirtaas loo isticmaalaa, waxaana ka mid ah da aq, dawo, cunto, guryo dhisasho iyo seer eyn ama ood, laakin nasiib darro dhirta waa la xaalufiyaa, waxaana ugu wacan Soomaalida oo u badan xoolo dhaqato guurguurta”.

Wuxuu sheegay in sibirka oo dacarta laga sameeyo uu waxtar caafimaad leeyahay. Waxaa kaloo jira dhir kale oo uu sheegay in faa’iido leeyihiin, mustaqbalkana haddii cilmi baarid sax ah lagu sameeyo noqon kara kuwo dawooyin laga sameeyo.

Dhir geed geed gaab ah

Caqabadaha dhirta haysta

”Reerka markuu guuro wuxuu rabaa inuu odd u helo meesha uu degayo iyo xerada xoolaha, qaarna dhuxul ayaa laga dhigaa oo waaba laga ganacs adaa, taasna waxay baabi’isay geedihii waaweynaa ee dalka lagu yaqaan nay, waxaana intaa dheer isbeddelka cimilada” ayuu sheegay Cismaan Geeddow.

Cismaan Geeddow wuxu kaloo soo qaaday arrinta daaqa xoolaha isa goo sheegay in dalka Soomaaliya laga helayo malaayiin neef oo ah xool aha la dhaqdo, kuwaasoo ku nool daaqa. ”Soomaaliya waxay leedahay ugu badnaan ilaa 63 Malyan oo neef oo ah xoolaha la dhaqdo, kuwaasoo u baahan maalin kasta wax ay cunaan, waxaana halkaas ka dhalanaya cad aadis soo food saaraya dhirta”.

”Ma jiro qorshe loo dajiyey halkii la daaqi lahaa iyo halkii la degi lahaa, dadkuna waa reer guuraa hadba aada meesha u roob ka da’o, sidaa aye yna dhirtu ku baaba’aysaa” ayuu yiri isagoo tusaale u soo qaatay xoolaha dhirta sare daaqa sida Geela iyo ariga oo uu sheegay in ay yihiin tirada ugu badan ee xoolaha Soomaalida, sidaana ay geedaha halis ugu jiraan haddii aan la helin qaab loo maareeyo daaqa.

Geedka Garan-waaga  (Cali Garoobka)

Cismaan Geeddow Caamir wuxu ka sheekeeyey dhibaatada uu geedka Garan-waaga ama Cali Garoobka la yiraahdo ku hayo dhirta kale iyo deeg aanka, iyo waxa uu uga duwan yahay dhirta kale.

”Waa geed dalal kale nooga yimid, mana jiro wax cadaadis ku haya, taasi macnaheeda waa in geed kasta uu leeyahay wax cadaadis ku hay a taarankiisa sida cayayaan mirihiisa burburiya, ama xayawaan cuna ubaxiisa, geedkanna wax cadaadinaya ma leh”

Wuxuuna sheegay in markiisii hore loo keen ay in loo isticmaalo bacaad-celinta iyo yaera ynta xaalufinta. ”Qaxootigii ka dhashay dagaalkii Somalia iyo Itoobiya ee dalka ku soo jabay 1978 waxay keeneen in dhir badan ay xaabo ahaan u shitaan, geedkan waxaa looga dan lahaa in uu buuxiyo booskii ay ka baxeen dhirta, waxaana dalka soo galiyey hay’adihii gargaarka ee waagaas”.

”Waa geed aad u fidaya, wuxuuna sun ku sii daayaa geedaha hareeri hiisa ka baxa, ka dibna kaligiis ayaa meesha ka baxaya

Dawladda Soomaaliya ayuu ka codsaday in maareyn loo sameeyo daaqa, iyo qorshe looga hortagayo xaalufinta.

Wuxuu ku taliyey in la isticmaalo hanaan ay dhirtu si iskeed ah dib isugu soo celin karto oo la xiriira qaabka dabiiciga ah ee ay u nooshahay, ”taasna waxay ku xiran tahay in la sameeyo hanaan deegaanka uu si iskiis ah isugu dayac tiro, waxaana yaraanaysa Kharashka loo baahan yahay in lagu hag aajiyo, dhowr sano ka badanna ma qaadanayso hawshaas” ayuu yiri Cism aan Geeddow, wuxuuna dadka ka dalbaday in deegaanka iyo dhulka ”cada adiska saaraan laga khafiifiyo si uu dib ugu soo kabto.

Inkastoo Geeddow uusan carrabka aad ugu adkayn, haddana dhibaat ada ugu weyn ee dhirta Soomaaliyeed haysata ayaa in labadan waxaa lagu tilmaamay inay la xiriirto dhusha sharci darrada ah oo loo aanaynayo in ay mas’uul ka tahay malaayiin geed oo sannad kasta la jaro

XIGASHO:-BBC

Amb. Oumer Hussein: Ethiopia way u qalantaa inay deked hesho maaadaama dadkeedu si xowli ah u kordhayaan

Safiirka Ethiopia u fadhiya dalka Imaaraatka Carabta, Oumer Hussein, ay aa sheegay in Itoob iya ay u qalanto inay hesho deked maaddaa ma sida uu sheegay, Ethiopia dadkeeda iyo dhaqaal aheeda ay si xawli ah u korayaan.

Danjiraha Oumer Hussein ayaa sheegay in khilaafka ka dhaxeeya Ethiopia iyo Soomaaliya uu u baahan yahay in si dhab ah loo sharaxo cabash ooyinka, haddii ay jiraan, wuxuu sheegay in lagu xal lin karo si nabad ah.

"Heshiiska Is-afgaradka ee ay dhawaan wada sax eexdeen Itoobiya iyo Somaliland ayaan ka duwanayn xiriirka dalalka kale aan la leenahay marka laga reebo in iskaashigani yahay mid dhinaca bad da ah.

Oumer Hussein waxa uu sheegay in Ethiopia ay door weyn ka qaatay si dii nabad looga dhalin lah aa Suudaan, Soomaaliya iyo Koonfurta Suud aan iyadoo la adeegsanayo mabda'a xallinta Afr ika ee dhibaatooyinka Afrika.

Wuxuu sheegay Ethiopia inay sii wadi doonto inay sii xoojiso dadaalkeeda ku aaddan abuuritaa nka xiriir goboleed oo ku saleysan faa' iido wada ag ah oo ay la leedahay dalalka deriska ah.

Safiirka ayaa aaminsan in inta badan dhibaato oyinka amni ee ka jira wadamada Geeska Afrika ay la xiriiraan dhaqaalaha, marka laga soo tago arrimaha siyaasadda.

Afiirka Itoobiya ee Soomaaliya Muqtaar Maxamed ayaa dhankiisa she egay in inkastoo ay jira an caqabado ay Itoobiya iyo Soomaaliya ka dha xee yaan xiriir wanaagsan oo dhinacyo kala duwan leh.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip