HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA FEBARAAYO 2024-KA

0
Sunday February 04, 2024 - 08:15:17 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA FEBARAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guddoomiye Aadan Madoobe ahna ku sima ha Madaxweynaha oo kulan la yeeshay Taliyeyaasha CQS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Md.Sheekh Aad an Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha ciidamada Qalabka-Sida ee Jamh uuriyadda Federaalka So omaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aa dan ayaa ugu horeyn warbi xin ka dhageystay Taliyeya asha Ciidamada Qalabka-sida oo guulo waaw eyn ka soo hooyay la dagaalanka Khawaarijta iyo sugida amniga guud ee dalka, waxaana kulanka diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha amni ga guud ee dalka iyo ka hortaga dhagarta Kha waariijta.

Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay dhac dooyinkii argagaxa lahaa ee bulshada dhexdee da ka soo cusboonaaaday, iyadoo Taliyaha Boolisku ka warbixiyay kiisas dil ah oo maalmihii u dambeeyay ka dhacay magaal ooyinka Muqdisho iyo Qoryooleey.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa talisyadda ciidamada Qalabka-sida gaar ahaan taliska Booliiska Soomaaliyeed ku amray in ar xan laawayaashii geystay falalkaan ka bax san diinta Islaamka, dhaqanka Soomaaliy eed iyo bini’aadanimadda lasoo qabto go ob walba oo ay ku sugan yihiin, isla-markaana la horkeeno cadaaladda.

Hadal uu horey u yiri Xamza oo rumoobay, kadib falkii lagu gubay LUUL Cabdicasiis

Laamaha ammaanka ee magaalada Muqdi sho ayaa weli baadi-goobayo nin xaaskiisa todob aadkii hore ku gubay gurigooda oo ku yaalla deg mada Dharkenley ee gobolka Bana adir, kaas oo baxsaday kadib dhacdadaasi argagaxa leh.

Marxuumadda oo lagu ma gacaabi jiray Luul Cabdicasiis ayaa Jimcihii ku geeriyootay I sbitaalka Digfeer, ayada oo lah ayd uur lix bilood ah, sida ay sheegeen ehelko odu.

Haddaba falkan foosha xun ee haddana nin kii gaystay uu fakaday ayaa rumeeyay hadal uu horay u yiri ra’iisul wasaaraha Sooma aliiya, Xa msan Cabdi Barre oo horay u sheeg ay in Mu qdisho amni ka jirin, illaa inta ay baxsanayaan da dka dilalka ka gaysta caasimada.

"Illaa aan ka hilmaameyno hebelbaa dhintay kii dilayna waa baxsaday illaa qisadaas ay kasoo dhammaaneyso amnigeenna gacanteena kuma jiro” ayuu yiri Xamza.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in arrintaasi ay tahay mid xanuun badan, maada ama dambiili hii aan la heyn, qo fkiina sida as lagu dilay, isaga oo ma rkaas faray laamaha amn iga inay la yimaadaan is beddel, si looga gudbo waa la dilay, waa bax sad ay ayuu mar kale yiri.

"Runtii aad ayay u xanuun badan tahay ille en qofkii waa la dilay kii dilayne aaway? lama ha ayo, waagii hore waxaa la dhihi jiray malees hiy aad aan heybtooda la aqoon ayaa gaystay” ayuu hadalkiisa sii raaciyay ra’iisul wasaaraha xukuum adda Soomaaliya.

Qoyska gabadhii xaamilada aheyd ee Muq disho lagu gubay oo go’aan culus ku dhawaaq ay Si kastaba, laamaha amiga oo illaa hadda ka ha dlin falkii lagu gubay Luul Cabdic asiis ayaa laga war sugayaa jawaabta ay ka bixiya an dhacda daas oo argagax ku reebtay dadka Soomaaliye ed, waxayna ehelladu sheegeen in marxuuma dda la aasi doonin illaa inta laga soo qabanayo eedeysanaha oo baxsad ka ah ciidamada amma anka iyo cadaaladdac.

Gudsoomiye Madaale oo ka Faalo qaaday nol oha Caruurta Marxuumad Luul Cabdicas iis

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaa le (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku xigeenada Amniga & Siyaas adda, Arrimaha Bul shada, Taliyeyaasha Boolis ka iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa Tacsi ugu tagay Qoyska Marxuumad Luul Sheekh Cabdi oo u geeriyootay fal arxan darro oo uu ku gubay seygii qabay.

Guddoomiyaha Gobolka Ban aadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kaf aalad qaaday Nolosha Caruu rta Agoonta ah oo ay ka geeriyootay Marxuum ada. Asigoona sheegay in Laamaha Amniga ay ku raad joogaan Danbiilaha Baxsadka ah, isla markaana ay qoyska cadaalad heli doona an.

BF oo soo fara-geliyay kiiska gabadhii la gubay

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Shalay kulan ku yeeshay magaalada Muqd isho ayaa ka hadlay dhacdadiid argagaxa laheyd ee lagu gubay marxuumad Luul Cab dicasiis oo sey geeda uu si arxan darro ah ugu dilay Muqdisho.

Xildhibaannada ayaa dalbaday in si deg deg loo soo qabto eedeysanaha oo lagu maga caabo Sayd Cali Macallin Daa’ uud, kaas oo baxsad ka ah laamaha amniga.

Cabdiqaadir She ekh Cali (Baraka) oo ka mid ah xubnaha ka hadl ay falkan ayaa shee gay in Booliska looga fadhi yo soo qabashada eedeysanaha, si cadaalad loo horkeeno.

"Waxaa la rabaa haddii ay dhacdo dhacdo Booliska Soomaaliyeed waa in ay si deg deg ah uga hortegaan oo ay soo qabteen ninka gaysta fal dambiyeedka, waxaa nagu maqaalo ah ilaa hada inaan lasoo qaban qofka dambiga gaystay”ayuu yiri xildhibaan Cabdulqaadir Bara ka.Sidoo kale wuxuu intaasu kusii daray "In la sameeyo ka horteg ayaan rabnaa iyo wacyig elin in bulshada loo sameeyo”.

Xildhibaan Nasro Sheekh Mahdi oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa sheegtay in gab dhaha Soomaaliyeed loo soo dhigtay, isla markaana uu sii kordhay tacaddiyada loo gay sanayo, ayada oo soo hadal qaaday dhacdii labaad ee Qory ooley oo nin kale xaaskiisa uu ku dilay.

War-murtiyeed laga soo saaray shir ay yee sheen DF iyo dowlad-goboleedyada oo..

"Waxaan rabnaa hay’adaha ku shaqada leh ee amniga inay sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo qabtaan ninka dambiilaha ah ee gubay gaba dha Soomaaliyeed, waxaan leeyahay gabdhihii waa la soo dhigtay waa in cadaalad ay helaan gabdh aha”. ayay tiri Nasro.dhankiisa Xildhibaan Maxa med Cabdirax maan Nadiif ayaa isna dowladda ugu baaqay inay kafaalo qaado nolosha carruu rta agoonta ah ee ay ka geeriyootay Luul Cabd icasiis."Xuquuqda iyo xanaanaynta caruurtii ay ka tag tay Gabdhii uu ninkeeda dilay, Dowladdu na waa inay la wareegtaa cadaaladana ay horke en taa Dambiilaha dilay” ayuu yiri Nadiif.

Sheekh SHARIIF oo farriin culus u diray 3 dhinac kadib dhacdadii Muqdisho

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ka ahayd Sh.Shariif Sh.Axmed ayaa war kasoo sa aray dhacdadii argagaxa lahayd ee dhowaan ka dhacday degmada Dharkenl eyn, kadib markii nin la sheegay inuu mase eray uu ku gubay xaakiisa, taas oo Dorraad ku dhimatay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho

Shariif ayaa tilmaamay in falk an uu noqday mid ka nixiyay guu d ahaan dadka Soomaaliy eed, kana baxsan bani’aadanimada.

Allah ha u naxariisto Luul C/ casiis Maxam ad, geerideeda waxay ka nixisay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waa wax la ga naxo oo ka baxsan bani’aadannimada in nink eedii uu gubay Luul oo u shaqayn jirtay 6 carruur ah oo agoon ah iyadoo xaamila ah” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu wax laga xumaado ku tilmaa may in weliuu baxsad yahay eedeysana ha oo la gu magacaabo Sayd Cali Macallin Daa’uud, kaas oo ay raadinayaan laamaha amniga.

Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay dowlad da, shacabka iyo bahda garsoorka in loo wada ista ago sidii ay cadaaladda ku heli lahayd marxuu mad Luul Sheekh Cabdicasiis.

"Waxaa ayaan darro ah inaan wali la soo qab an eedeysanaha, sidaas darteed Hay’ad aha am niga, shacabka Iyo garsoorka waxaa xil wayn ka saaran yahay in cadaaladda loo hiilliyo, gacanta na lagu soo dhigo eedeysanah aas” ayuu mar ka le Shariif ku yiri qoraalkiisa.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo Boo liska Soomaaliyeed uu sheegay inuu bax saday eedeysanaha, isla markaana uu socdo howlgal culus oo lagu baadi goobayo ninkaasi.

Sidoo kale waxaa farriin loo diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo looga codsada y inay soo sheegaan ciddii aragta eedeysa naha,

"Qofkii helaa xogtiisa, waxaa ka codsaney naa inuu la wadaago barta Ciidanka Amaanka ee ugu dhow, lambarka gaaban ee 991 ama baraha bul shada” ayaa mar kale lagu yiri.

Waxaa kale oo lasii raaciyay "Howgalo lagu baadi goobaya ayaa socda waxaan rajeynayn aa in dhawaan gacanta lagu soo dhigo si’uu cadaa lad u maro”

Nin Afgooye ku Dilay Xaas kiisa oo la soo qabtay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayaNin Xaaskiisa si naxariis darro dil ugu geystay deg mada Qoryooleey ee gobolka shabeelada Hoose

Wararka ayaa sheegaya Ninka dilay Xaa ski isa u adeegsaday mindi uu kaga dhuft ay qaybaha sare ee Jirkee da.

Ciidamada Amniga de gmada Qoryooley ee gob olka Shabeellaha Hoose ayaa la sheegay in gacanta ay ku soo dhigen ninkaan dilka u geystay Xaaskiisa, waxayna saraakiisha ciid amada sheegeen in la baarayo sababta keen tay in ninkaan uu Xaaskiisa ugu dilo Tooreey da si arxan daro ah.

Ragga dilalka u geysta Xaasaskooda ayaa mud dooyinkii dambe ku soo badanayayay M/Muq disho iyo gobolada dalka .

BOOLISKA oo abaal-marin u ballan-qaaday ciddii soo sheegta ninkii gubay xaaskiisa

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay aa markii ugu horreysay war kasoo saaray dhac dadii argagaxa lahayd ee 26-kii bishii hore ka dhacday degmada Dharkenley, taas oo uu seygeedii ku gubay marxuumad Luul Sheekh Cabdic asiis oo Dorraad ku geeriy oot ay isbitaal ka Digfer ee magaa lada Muqdisho.

Booliska ayaa sheegaya inay eedeysana ha oo baxsaday, lag una magacaabo Sayd Cali Maca llin Daa’uud ay ka raadinayaan Muqdisho iyo gobollada dalka.

"Eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu 26 Jan 2024 gubay xaask iisii Marxuumad Luul Shiikh Cabdi Jaz iira, isla mar kaana baxsaday. Baadi goobka eedeysana ha ayaa ka socda Caasimad a iyo Gobolada dalka oo la rumeysanyahay inuu u baxsaday” ayaa la gu yiri qoraal kasoo baxay taliska booliska Soom aaliyeed.

Sidoo kale waxaa farriin loo diray guud ah aan dadka Soomaaliyeed oo looga codsad ay in ay soo sheegaan ciddii aragta eedeysan aha

"Qofkii helaa xogtiisa, waxaa ka codsaneyn aa inuu la wadaago barta Ciidanka Amaanka ee ugu dhow, lambarka gaaban ee 991 ama baraha bul shada” ayaa mar kale lagu yiri.

Waxaa kale oo lasii raaciyay "Howgalo lagu baadi goobaya ayaa socda waxaan rajeynay naa in dhawaan gacanta lagu soo dhigo si’uu cadaa lad u maro”.

Qoyska gabadhii xaamilada aheyd ee Muqdi sho lagu gubay oo go’aan culus ku dha waaqay Booliska ayaa sidoo kale abaal-marin u ballan qaaday qof kastaa oo keenya xogta eedeysana ha ka dhuumanaya cadaaladda ee gubay xaa skiisa oo uur u lahayd.

"Waxaan ummadda Soomaaliyeed ka codsa neynaa in ciddii aragtaa ay la wadaagto laam aha amniga ee ugu dhow. Qofkii xog ku saab san nala wadaagta waxaan siin doonaa abaal-marin” ayaa lagu yiri fariinta kasoo baxday taliska ciidam ada Booliska Soomaaliyeed.

CC Shakuur oo caddeeyay in damac uga jiro xilka wasiirka arrimaha dibadda iyo in

Siyaasiga caanka ah Cabdiraxmaan Cabdisha ku ur Warsame, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan inuu damac uga jiro kursiga wasiirka arrimaha diba dda Soomaaliya oo illaa iyo hadda la magac aabin, kaas oo uu horay isaga casilay Abshir Hur uuse oo la tartamay Saciid Deni.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ay aa mar la way diiyey inuu dam ac uga jiro xilka wasiirka arrima ha dibadda Soomaaliya, wuxuu si cad u sheegay inuusan hadda rabin xilkaasi.

"Aniga hadda wasiir arrimo dibadeed ma rabo bugaagta ayaan iska akhrisanayaa” ayuu yiri Cabdiraxmaan mar la waydiiyay su’aashan.

Sidoo kale wuxuu aad ugu dhaliilay mada xwe ynaha iyo ra’iisul wasaaraha in dalka aanu xillig an lahayn wasiir arrimo dibadeed, ayada oo lagu jiro dagaal diblumaasiyadeed.

"In wasiir arrimo dibadeed aanu Shalay laha yn dalkan waxay tilmaam ka tahay in dow adda aysan daacad ka ahayn dagaalka diblum aasiyad da ee ay ku jirto” ayuu ku daray.

Warsame ayaa kula taliyay madaxweyne Xas an Sheekh inuu nasto, isla markaana uu magacaabo wasiirkii qaban lahaa shaqada arrim aha dibadda ee Soomaaliya. "Madaxweynaha waxa uu u baahan yahay in uu nasto shaqada wasiirka arrimaha dibadda inta la magacaabo uu qabto” ayuu mar kale yiri xil dhi baanku.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in kuraasta ka maqan golaha wasiirada ay leeyihi in beelo Soomaaliyeed, loona baahan yahay in si deg deg ah loogu magacaabo xilalkaas.

"War Qabiiladii Mariixaan iyo Majeerteen hala magacaabo Dorraad waxaa la sameeyay kuwa joogo ayaa la’isku bed-bedalay maxaa la’isugu beddalayaa kuwo ayaaba maqanee” ayuu sii raaciyay.

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo golaha shacabka horgeeyey Hindise sharciyeedka Dad-dhigista

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa Shalay hordhigay golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Hindisaha-sharci ee Dad-dhigidda iyo Tirakoobka Xaala daha Mad ani ga ah, isaga oo ka hor akhriyay sharcigan oo udu b-dhexaad u ah qorsheynta howlaha hormarine ed ee taabanaya nolosha muwaadinka oo ay dowlad fuliso.

Ugu horreyn, muadne Ax med Macallin Fiqi waxaa uu golaha u sharaxay sooyaal ka nidaa mkan isaga oo yiri “ Hindisahaan-sharci ayaa nidaaminaya ade egga dad-dhigidda oo adeeg aad u fac weyn, ka na mid ahaa adeeg yadii ugu horreeyay ee ka hir galay geyiga Soo maaliya muddo laga joogo bo qol iyo laabatan sano, waxaana markii ugu horr aysay uu ka dhaqangalay gobollada waqooyi ee Soomaaliya iyadoo Boqortooyadii Ingiriiska ee ka talinaysay dhulkaasi ay dejisay shuruuc nid aam inaysay arrimaha dhalashada, dhimash ada, gu urka iyo furiinka muddadii u dhaxaysay 1902dii illaa 1904tii. Sidoo kale, dowladdii Talyaaniga ay aa iyana soo saartay shuruucda nidaaminaysa arrimaha dad-dhigidda ee Soomaalidii iyo shishe eyihii xilliga asi ku noolaa Soomaaliya. Ugu damb eyn, waxaa adeeggii dad-dhigidda la mid deeyay markii la qaatay xorriyada, israaceen labada go bol ayna dhalatay Jamhuuriyaddii 1aad Dalke ena taasi oo loo garanayay Jamhuuriy addii So omaalida, wuxu una adeeggaasi si habsami leh u socday illaa burburkii Dowladdii Dhexe ee Jam huuriyadda Soomaaliya ee 1991kii.

Hindisahaani-sharci oo ka kooban lix cutub iyo 46 qodob, isla markaana nidaaminaya diiw aa ngelinta iyo tirakoobka xaaladaha khuseeya dhal ashada, guurka, furiinka, dhimashada iyo kafaa lqaadka ubadka ayuu Wasiir Fiqi ku dheeraaday ujeedooyinkiisa sida;

(1). Dhisidda iyo hirgelinta adeeg Dad-dhigis oo midaysan, casri ah, tayadiisu sarrey so ah si fududna loo heli karo kuna baahsan dalka oo idil

(2). Nidaaminta iyo daadejinta hawlaha Dad-dhigista iyo bixinta shahaadooyinkooda

(3). Adkaynta kaalinta dowladaha hoose ay ku leeyihiin bixinta adeegyada Dad-dhigidda

(4). Yagleelidda xog-dhigga/kaydka Qaran ee dhammaan Diiwaanada Xaaladaha Madan iga ah iyo kuwa qoyska

(5), Soo-saarista warbixinnada Tiro-koobka Xaaladaha Madaniga ah kuwaasi oo tayadoo du sarrayso;

(6). Dhisidda heykal maamul oo u xilsaaran ful inta adeegyada Dad-dhigista iyo Tirokoobka Xaaladaha Madaniga ah iyo qeexidda doora rka ay kala leeyihiin;(7). Hirgelinta xarumo diiwaan-gelin oo lagu fulinayo hawlaha Dad-dhigista iyo tirako obka Xaaladaha Madaniga ah

(8). Joogtaynta leylinta diiwaan-hayeyaa lka, hawl-wadeennada iyo xirfadleyaas ha fuliya hawl aha Dad-dhigidda ee heer qaran, dawlad-gobo leed, degmo, tuulo iyo miyiga fog; iyo

(9). Xoojinta wada-shaqeynta hey’addaha qey bta ka ah hawlaha Dad-dhigista iyo Tiro-koobka Xaaladaha Madaniga ah.

Ugu dambeyntii, Wasiirka Arrimaha Guda ha ee Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi aya a sheegay in adeeggan ay muwaadin iinta ka heli doonaan degoomiyinka dalka, iya da oo ay intaa dheer tahay in dhammaan sha haadooyinka ay bixinayaan dowladaha hoose ay yeelanayaan awood sharci iyo aqoonsasho isku mid ah iyo in muwaadinka ku heli doono shahaadada dad-dhig ista qiimo jaban marka uu sharcigaani dhaqang alo.

Al-Shabaabkii ugu badnaa oo lagu laayay DAGAAL ka dhacay degaanka Shabeelow

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Shalay ka dhacay deegaanka Shabeel ow ee koonfurta Mudug, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda oo kaasha n aya dadka dee gaanka iyo koo xda Al-Shabaab oo dhinac ah.

Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay daga alayamayaasha Al-Shabaab weer ar ku qaad een deegaankaasi, waxaana kadib isk a horimaad kala hortegay ciidamada huwanta ah.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal lagu ho obtay uu ka dhacay halkaasi, kaas oo khasaar aha ugu badan lagu gaarsiiyay kooxda Al-Shab aab.

Saraakiisha dagaalka hoggaamineysay ayaa sheegay inay hayeen xogta weerarka, ay na iska difaaceen Al-Shabaabka soo weerar ay dee gaanka Shabeelow ee gobolka Mudug.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen inay dil een 21 ka mid ahaa raggii weerarka soo qaad ay, ayna gubeen 4 gaari oo nooca dagaalka ah, sida ay hadalka u dhigeen.

Ma shaacin saraakiishu khasaare soo gaar ay dhanka ciidamada dowladda iyo kuwa dee gaan ka ee dagaalka adag Shalay la galay Al-Sha baab. Qoyska gabadhii xaamilada aheyd ee Mu qdisho lagu gubay oo go’aan culus ku dhawaa qay

Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo weli kas oo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan weera rkaasi iyo dagaalka xigay ee ay guulaha ka shee gteen ciidamada dowladda.

Xaaladda ayaa haatan ah mid deggan, wax aana goobaha lagu dagaalamay ku sugan ciid amada huwanta oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka wada halkaasi.

DF oo xabsiga dhigtay saraakiil & askar ka tirsan ciidanka Xoogga dalka

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xab siga u dirtay in ka badan 30 kamid ah ciidanka XDS Askarta la xiray ayaa isugu jira Saraakiil iyo Askar sida ay sheegtay warbaahi nta dowlada Somalia.

Waxaa loo haystaa Gawaari, Hub iyo Agab ciidan oo looga soo tegay furimaha dagaalka ee koonfurta gobalka Mudug

Arrimahan ayaa dhacay intii ay socdeen daga alo todobaadyadii la soo dhaafay dhex mar ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Al shabaab.

Saraakiisha ayaa sheegay in raggan loo hey sto dayacaad la xiriirta masuuliyadii ka saa rneyd ilaalinta hubka iyo agabka ciidanka, wax aaba maalamaha soo socda la qaadi doonaa dacwa dooda.

Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaask iisa ku gubay Muqdisho oo hadlay

Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kiiska ninka gubay xaask iisa ee haddana baxsaday, kaas oo ay ba adi go obayaan ciidamada, si loo horgeeyo cadaa ladda. Xildhibaanka ayaa soo had lay, kadib markii eedeyn culus oo loo jeediyay, taas oo ah inuu isaga garoonka ka shaqaaleysiiyay eedey sane Sayd Cali Macallin Daa’uud.

Siyaasiga caanka ah Cali Yare Cali oo ka ha dlayay arrintaan ayaa yiri "Eedesanaha mijr imka ah waa inuu dhalay macalin Daa’uud oo ahaa ma calin dugsi. Beeshiisu waa Bah-Abgaal, Saleeba an/Habargidir. Wuxuu ka shaq eeynayay garoo nka Aden Abdulle gaar ahaan maqaayad garoon ka ku dhextaalla oo uu leeya hay xildhibaan Xildhibaan Saabir Shuuriye”

Sidoo kale wuxuu raaciyay "Haddii cadaa lad la doonayo waa in laamaha amnigu ay u yeeraan xildhibaanka, laguna qasbo inuu keeno eedeeysa naha mujrimka ah ee uu dama annadiisa ku qornaa”. Intaas kadib xildhibaan Saabir oo warey si siiyay Shabelle Tv ayaa ka jawaabay eeddan, wuxuuna sheegay inuu eedeysanaha uu kamid ahaa dad uu damiintay, maadaama uu xildhib aan u yahay, balse waxa uu ku dooday in da ma anaddu aysan ahayn shaqsiyadiisa, maad aama dhibka uu ka dhacay gurigiisa oo uusan ka gays an shaqadii uu geeyay.

"Say Cali wuxuu kamid yahay dadka damiinta la’iisoo weydiiyay macnaheeduna ma’ahan inaad shaqsiyan damaanad uga noqoto, damaanadda waxaan u maleynayaa dadka khalad ayay ka fa hmeen marka laga soo tago falka uu gaystay in uusan ka gaysan goobta shaqada oo fal gurigiisa iyo wax la xariira uu ka dhacay uu yahay, xildhib aana uu damaanad ka noqon korin” ayuu yiri Xildhibaan Saabir Shuuriye.

Qoyska gabadhii xaamilada aheyd ee Muq di sho lagu gubay oo go’aan culus ku dhaw aaqay Xildhibaanka ayaa xusay in howshan iyo wax ka qabashadeeda ay u taallo hay’ad aha amniga do wladda, isaga oo ballan qaaday inuu la shaq eyn doono. "Shaqadaan waa shaqada amniga, anig una waan kala shaqeeyay meel fiican ayayna ma reysaa insha allah inta dhimana waa soo dhame ystirmeysaa” ayuu mar kale yiri.

Waxaa kale oo uu kusii daray "Ninkan wux uu ka dhashay ehel culima ah iyagaana dadka u gu hor reeyo sida loo soo qaban lahaa, si ay isaga bari yeelaan dambigaasi fowsha xun oo wiilkoo du u gaystay xaaskiisa, loona marsiiyo waxa uu mudan yahay”.

Ugu dambeyn wuxuu farriin iyo taciba u dir ay ehellada marxuumad Luul Cabdicasiis, isa ga oo u ballan qaaday inay heli doonaan cada alad, la na soo qaban doono eedeysanaha.

"Ninka sameeyay in magaalada ku baxsa do oo la hoosaaseeyo ma aqbaleyno, iyagana inta as oo kale ayaan u ballan qaadayaa, una sheega yaa waa wax yar waxa dhiman idamka ilaahey waa lasoo qaban doonaa cadaaladd ana waa la horgeyn doonaa” ayuu yiri Saabir.

Gacan yarihii hoggaamiyaha kooxda Al-shabaab oo Muqdisho lagu qabtay

Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qar anka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kusoo ba ndhigay magaalada Muqdisho horjooge ka tirs an kooxda Al-shabaab. Horjoogaha NISA ay soo bandhigtay ayaa magaciisa lagu sheegay Muxiya diin Cabdisa laan Maxamuud oo loo yaqaano Muxiyadiin Da qare, kaasoo la sheegay inuu ka mid ahaa ga can yarayaasha hog aamiyaha Ururka Al-shabaab Axmed Diiriye.

"Horjoogahan oo si wayn loo gu raadjoogay ayaa lagu qabt ay Muqdisho xili uu si dhuum aalaysi ah ku soo gal ay. Horjooge Muxudiin Daqare ayaa ka soo how lgalay gobalada, Bay, Galgaduud, Mudug iyo Sh/Hoose" ayaa lagu yiri war kooban oo lagu baa hiyay warbaahinta dowladda.Sarkaalkaan ka tirs an kooxda Al-shabaab ayaa ka la tilmaamay inuu ka howlgali jiray gobolada kala ah Galgaduud, Mudug, Baay iyo Shabeellaha Hoose.

Qoraalka kasoo baxay dowladda ayaa sidoo ka le lagu sheegay in faahfaahin intaa ka badan oo la xariirta qabashada iyo xogta horjoogahaan dib laga soo shaacin doono. Ciidamada NISA ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab, waxaana mudooy inkii dambe soo kordhaayay saraakiisha iyo xub naha ka tirsan Shabaab ee isku soo dhiibayay.

Xil.C/C/Shakuur oo si cajiib ah uga jawaab ay qoraalkii Fahad Yaasiin ee Jabuuti

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka jawaabay eedeyntii taliyihii hore ee NISA Fah ad Yaasiin uu u jeediyey dalka Jabuuti ayaa si qo ta dheer u qeexay muhiimadda jirit aanka qaran Soomaaliyeed uu u leeyahay Jabuuti.

Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa sheegay inuu aqriyey qoraalkii uu Fahad Yaasiin ku she egay in Jabuuti aysan jecleyn soo kabashada iyo dhi smaha qaran Soomaaliyeed, iyadoo aan taas ka dhex arkeyn danaheeda must aqbalka, sida uu hadalka u dhi gay.Ugu horeyn Cabdiraxma an Cabdishakuur ayaa hadalkii Fahad ku qeexay ‘garaad yari’ wuxuu sheegay in markii xil sidaas u weyn (Taliyaha Sirdoonka) loo dhiibo nin dhalinyaro ah oo aan ilbax aheyn ay dhici karaan waxaan oo kale.

Sidoo kale Cabdiraxmaan wuxuu sheegay in hadalka Fahad uu dhaawac weyn ku yahay qar animada Soomaaliya, isagoo ku sababee yey in isagoo gaaray darajada Taliyihii Sirdoon ka Qara nka uu cadiifadiisa gaarka ah uga bee n sheegay Jabuuti oo ah walaalka koowaad ee Soomaaliya.

"Madaxda Soomaalida kuwa xilalka haaya iyo kuwa xilalka ka tegay waxaan xusuusinaa inay fahmaan muhiimadda uu xilku leeyahay, xil dowl adeed oo sida Taliyaha Sirdoonka xas aasi ah markaa qabato oo hadhow sidaa doon to u hada sho, waa khatar, cid qarankaaga aamineysana ma jirto, sababtoo ah berri ayaad iska hadley saa,” ayuu yiri.

Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Jabuuti ay Soomaaliya u aragto qeyb ka mid ah gobanim ad eeda, isla markaana danaha ay ka heli karto Soo maaliya oo burbursan ay ka badan yihiin danaha ama faa’iidada ay ka heli laheyd Soomaaliya oo dowlad xoog badan ah.

Qoyska gabadhii xaamilada aheyd ee Muqd isho lagu gubay oo go’aan culus ku dhawaaqay "Jabuuti waa dowlad dano gaar ah ayey leeda hay, waana ku qasbantahay inay danaheeda ka shaqeyso, waa wadan yar oo meel muhiim ah du nida uga yaalla, waxaana ku dhow wadan weyn ee Itoobiya oo malaayiin qof oo sabool ah ay ku noolyihiin, marka Jabu uti waxay Soomaaliya u ar agtaa qeyb ka mid ah gobanimadeeda oo ka maqan,” ayuu yiri CC Shakuur.

Isagoo hadalkiisa sii watay wuxuu yiri "Jab uuti danaha ka soo geli kara Soomaaliya oo bur bursan waxaa ka muhiimsan danaha ay ka heli karto Soomaaliya oo qaran jira ah, Boq orkii Ito obiya ayaa hadda ka hor Faransiiska ka dalba day in Jabuuti lagu soo daro dalkiisa, bal eeg kha tarta intaas la eg.” Cabdiraxmaan ayaa sheegay in amniga dadka iyo dalka Jabuuti uu muhiim u yahay jirit aanka qaranka Soomaaliyeed, "Gablan iyo gob animadooda oo kala dhiman ayuu maqna ashaha Soomaaliya ku yahay Jabuuti,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan.

LAFTA-GAREEN oo tuutaha xirtay kadibna tegay

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxam ed (Lafta-ga reen) ayaa Shalay xirtay dharka tuutaha ciidama da, isaga oo kadib tegay difaaca hore ee laga ilaaliyo magaalada Bay dhaba ee gobolka Baay.

Lafta-gareen oo ay wehlinayeen saraaki isha ammaanka ee maamulkiisa ayaa kormee ray ba raha kantroolada ee laga ilaal iyo amniga magaa lada, si uu usoo qiimeeyo xaaladda guud.

Xubnaha wehlinayay wax aa kamid ah wasiir ka amniga, taliyaha qeybta 60-aad ciida nka Xoo gga dalka, Taliyaha Ciidanka booliska, qeybta gobolka Baay, taliyaha saldhiga degma da Baydh aba iyo taliyaha ciidanka Daraa wi shta Koonfur Galbeed. Sidoo kale wuxuu ciidamada ku sugan furumaha hore kula dardaarmay inay xoojiyaan sug ida amniga iyo ka hortaga weerarada ay soo qaa daan xubnaha Al-Shabaab.

Inta uu ku jiray booqashada wuxuu madaxw eynuhu tegay difaaca hore ee ciidamada, halkaa s oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Waxaa kale oo uu Kormeeray saldhigga Boo liska Baydhaba, halkaas oo uu kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka, isaga oo ka dhag aystay warbixin ku saabsan amniga. Qoyska gabadhii xamilada aheyd ee Muqdisho lagu gubay oo go’ aan culus ku dhawa aqay

Tallaabada uu qaaday Md. Lafta-gareen ayaa ku soo aaday, ayada oo todobaad kii hore ay Al-Shabaab weerar kusoo qaadeen goobaha uu Shalay kormeeray, halkaas oo uu ka dhacay dag aal u dhexeeyay xubnaha koo xda iyo ciidamada ammaanka ee Baydhaba.

Magaaladan oo xarun KMG u ah D/G/ Galb eed ayaa waxaa go’doomin ku haya maleeshiya da Al-Shabaab oo weli ku xoogan gobollada Baay iyo Bakool.

Si kastaba, Koonfur Galbee ayaa la filayaa inuu dhowaan ka billowdo wajiga labaad ee dag aalka, kaas oo haatan qorshihiisa ay wad do dowladda federaalka Soomaaliya.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriis ka oo qabtay mudaharaad ay ku diidan yih iin damaca gurracan ee Itoobiya

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalk a UK oo ku hor banaan baxay safaarada Itoobiya ee dalkaas si ay uga dhiidhiyaan damaca gurac an ee ay Itoobiya ku dooneyso Badda Somaliya.

Banaan baxan oo ahaa mid xooggan ayaa waxa soo qaban qaabisay Jaaliyadda Soomaal iyeed ee ka dhisan dalka Ingiriiska,iyagoo isa ga kala yimid gobolada dalka si ay uga hortaga an damaca gurracan ee Itoobiya.

Kumanaan shacabka ayaa hor tegay Safaa radda Itoobiya ku leedahay London kuwaas oo muujiyey sida ay uga soo horjeedaan Xadgu du

bka Itoobiya

Saamaynta Isbeddelka Cimiladu ku yeesho deegaanka

Axmed Nuur Cusmaan oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha Cimilada iyo deegaanka ay aa si qoto dheer uga hadlay isbeddelka Cimilada oo dunida Shalay meel kasta aad loo hadalhayo lana arkay saameyntiisa

Aqooyahan Axmed Nuur Cusma an oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta qaranka ayaa marka hore sharaxaad ka bixiyay isbedd elka Cimilada iyo saameynta uu ku leeyahay de egaanka.

Isbeddelka Cimiladu, waa isbbedel ku dhacay Oogada dhulka ama hawada dhulka ku dahaaran taas oo saameyn ku yeelatay heer-kulka hawada as kor u kacdo, taas oo sabab u ah isticmaalka shidaalka iyo xaalufinta dhirta iyo warshadaha qiiqa ay ku sii daayaan hawada, ayuu yiri Aqo onyahan Axmed Nuur Cusmaan.

Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in markii ugu hore ysay seynisyahanadu ay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo marka loo eeggo isbedd elka Cimilada, islamarkaana ay go’aansadeen in ay la hadlaan dadka go’aannada masiiriga ah g aara si loo yareeyo qiiqa ay sii daayaan war sha daha, taas oo wasaqeyneysa hawada.

Waxaa markii ugu horeysay dhibaatadan ogaaday seynisyahanada,

seynisyahanada markii ay ogaadeen, iyagoo meel kala duwan jooga ayay waxay ogaadeen in adduunka meel khatar ah ku socdo, markii isku yimaadeen oo ay iswareysteen waxaa u soo ba xday in ay dadka la hadlaan gaar ahaan dadka go’aannada masiiriga ah gaara dadka siyaasiy iinta ah iyo dad maalqabeenada ah ee warshad aha leh in ay arrintaan u sheegaan oo ay yiraahd aan in arrintaan wax laga qabtaa oo qiiqaan ha wada lagu sii deynayo la yareeyo,’

Ugu dambeyn, aqooyahan Axmed Nuur Cusm aan, ayaa kula taliyay DFS in ay ku dadaasho ho os u dhigidda Carbon dioxide-ka iyo in ay xoogga saarto siyaasadda lagula dagaallamayo waxyaa baha keenna isbeddelka Cimilida, wuxuu dhanka kale, shacabka Soom aaliyeed baaq u jeeedi yay, maaddaama ay yihiin dadka ugu badan ee dhibaato ka soo gaareyso isbeddelka Cim ilada.

Dowladda waxaan kula talinayaa in ay aad u gu dadaasho waxyaabaha ku saabsan sida loola dagaallamayo hoos u dhigidda Kaar-boon Dha ay-ogsaydka (Carbon-dioxide), si isb bedelka ci milada looga hortago in ay xoogga saarto in siya asadda la qoro ka dibna xoogga la saaro, shacab ka waxaan kula talina yaa in dhibaatada isbedd elka cimilada dadka ugu badan dhibaatada soo gaareyso in ay iyagu yihiin, waana la arkay waa na la taabtay,’

Shirar badan oo loo hadlayo isbeddelka cimi lada iyo sidii wax looga qaban lahaa ayaa lagu qabtay meelo badan oo caalamka ah, kaa s oo ay ka soo baxeen qodobo wax ku ool ah oo lagu yareyn karo waxyaabaha sababa isbe delka cimi lada iyo saameynta uu ku leeyahay deegaanka.

M/Afrika oo hoosta ka xarriiqay inay soo gabagabeyn doonaan dhimista ciidamada ATMIS Sanadka 2024

Wafdiga Midowga Afrika ayaa soo gabaga be eyay booqasho shaqo oo shan maalmood qaad atay oo ay ku joogeen Soomaaliya, iya goo dib u xaqiijiyay in Midowga Afrika ay ka go'an tahay dhameystirka xilliga kala guurka ee ammaanka dalka dhammaadka 2024-ka.

Wafdiga uu hogaaminayay, Alhaji Sarjoh Bah, oo ah agaasimaha maaraynta khilaafaad ka ee Waaxda Siyaasadda, Nabadda iyo Amn iga ee Guddiga Midowga Afrika, ayaa sheegay in Midowga Afrika uu xaq iijin doono in Soo maal iya aysan ka jiri doonin wax faaruq ah oo dhanka ammaanka ah, iyadoo loo diyaar garo obayo wa jiga saddexaad ee dhimista 4,000 oo askari oo kale Ilaa bishaJuun ee sanadkan.

Ujeeddada hawlgelinta kooxda Midowga Afrik a ayaa ahayd in ay qeexaan qaababka ma s'uuli yadda amniga looga wareejinayo howl galka Mid owga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo loogu wareejinayo ciidamada ammaanka Soomaaliya.

Wafdiga Midowga Afrika ayaa sidoo kale la kulmay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoob ay, saaxiibo caalami ah, safiirro ka socday dal alka ATMIS ee ay ciidamada ka joogaan Soo maaliya, iyo wakiillo ka socday bulshada rayidka ah.

Wafdiga ayaa warbixin u gudbin doona gola ha ammaanka iyo nabadgalyada Midowga Afrika iyo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Warbixintooda waxay qeexi doon taa halbeegya da qaabeynta howlgalka ATMIS ee Janaayo 2025.

Xukuumada Somaliland oo mucaaradka ku eedaysay in ay isticmaalayaan siyaasad qabiilaysan

Xukuumada Somaliland ayaa xisbiyada mu ca aradka ku eedaysay in ay nidaam qabiil ku raad iyaan kursiga mada xweynaha. Wasiirka Arrimaha Gudd aha ahna Guddoo miyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa mucaaradka ku eedeeyay in anay wax masuuliyad ah iska saarin ilaalinta jiritaanka Somaliland.

Waxa uu sheegay in dadka xukuumada ka soo horjeeda oo uu mucaaradka ula jeedo, ay dariiq qabyaaladeed kursi kuraadinayaan, isla markaana anay wax masuuliyad ah iska saarin ilaalinta Somaliland, taariikhda dhism aha Soma liland na anay waxba ku lahayn.

Waxa uu sheegay in ka xisbi ahaan ay isku dayi doonaan in madaxweynaha xiga ee Soma liland uu Kulmiye kasoo baxo, isla markaana anay dariiq qabyaaladeed u adeegsan doonon "Hawshiisa u mari mayno dariiq beelaysan, iyo in aynu marba buuro fuulo".

Waxa kale oo uu sheegay in saddexda xisbi ee hada sharciga ah iyo ururada siyaasadu ay hada isku meeqaamyihiin, isla markaana sadd ex xisbi oo cusub la dooran doono dhawaan, ama ay kuwa hada jooga qaar kamid ahi soo bixi doonaan.

Marka laga yimaado eedaynta wasiirka muc aaradka Somaliland ayaa iyaguna dhankooda xukuumada ku eedeeya, waajib gudasho la'aan, iyo in ay dib u celisay Somaliland.

Ciidanka Hindiya oo soo badbaadiyay Mar kab ay afduubteen Burcad-badeed Somaali ah

Koox hubeysan oo Burcad-baddeed Sooma ali ah ayaa dhawaan Markab nooca kalluu me ysi ga oo ay saarnaayeen 11-qof Iranian ah iyo 8-shaqaale Pakistani ah ka afduubtay meel ku dhow xeebaha biyaha badda Soomaaliya. Cii damada badda Hindiya ayaa shaaca ka qaatay inay soo badbaadiyeen Ma rkabkaasi oo ku xir naa calanka Iran ayna saar naayeen shaqaalaha, sida lagu sheegay War-saxaafad eed kasoo baxay Ciidamada badda Hindiya. Burcada ayaa laga soo badbaadiyay 19-shaq aale ah oo la socday Markabka nooca kall uumey siga ahaa, waxaana sawirro ay baahiy een Ciida mada badda Hindiya la arkayay ciida mada kuma andooska dalkaasi oo kor u fuulay markabka.

7-burcadbadeed ah ayaa markii hore la war eegay gacan ku heynta markabka, sida lagu yiri warka kasoo baxay ciidamada badda, kaasoo aan faahfaahin ka bixin in afduubayaa sha la hayo iyo in kale.

Waa howlgalkii saddexaad ee todobaadkii la soo dhaafay ay ciidamada Hindiya ku qabtaan maraakiib kaluumaysi oo ka babanaya calanka Iran oo aaggaasi ku sugnaa si ay shaqaalahooda uga soo badbaadiyaan afduubayaal Somaali ah.

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo loo ogol aaday inuu ku noolaado Mareykanka ku dhawaad hal sano

Ku simaha agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Dhaqangelinta Canshuuraha ee Mareykanka (ICE), Patrick Lechleitner, ayaa shaaca ka qaa day in xubin ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee dag aalanta Soomaaliya loo oggolaaday in uu si xor ah u dhex noolaado gudaha Mareykanka ku dha waad sanad ka dib markii laga soo qabtay xudu udka koonfureed ee dalkaas.

Ninkaan oo la sheegay inuu ahaa 27 jir Soom aali ah oo aan la magacaab in, ayaa markii hore lagu xir ay meel u dhow San Ysidro 2023, kaddib markii uu si sha rci darro ah uga soo gudbay xaduudka.

In kasta oo ay isla markiiba xabsiga u taxaa been Ilaalada Xuduudaha ee Maraykan ka, ayaa horseeday in markii dambe lagu sii daayo guda ha Maraykanka.

Warbaahinta Maraykanka ayaa qoraysa in ninkan uu ku lug lahaa isticmaalka, samaynta, iyo rarista walxaha qarxa iyo hubka. Hay’adda socdaalka iyo canshuuraha Mar aykanka ayaa markii dambe qaadday tillaabo lagu soo xidhay ninkan 48 saacadood gudaho oda ka dib markii warkan uu soobaxay.

Dhacdadani waxa ay dhaleecayn xooggan kala kulantay dadka siyaasadda u dhuun dal oola.

"Waa wax aan la aqbali karin in Waaxda Amn iga Gudaha ay si qalad ah ugu ogolaatay argagi xsadan in uu dalkeenna soo galo isaga oo sii ma ra xudduudda koonfureed ka dib markii la ogaa day in uu ku jiro liiska argagixis ada," ayaa lagu yiri warqad kasoo baxday Aqa lka Aqlabiyadda iyo jamhuuriga.

Mareykanka ayaa la kulmay kororka shaq siya adka ku jira liiska argagixisada ee is ku daya ya inay ka gudbaan xuduudihiisa, iyadoo mas'uu liyiintu ay qabteen 172 tuhmane tan iyo sanadkii 2023.

Xaaladdan ayaa hoosta ka xariiqaysa caq abadaha hortaagan ammaanka xuduudaha Mar aykanka iyo fulinta socdaalka, gaar ahaan xaalad da argagixisada caalamiga ah.

Bishii Disembar 2023, saraakiisha dalka Costa Rica ayaa waxay xireen Cali Cabdinuur A xmed, oo ahaa Soomaali xiriir la leh Al-Shab aab, waxaana lagu xiray meel u dhow xuddu udda da lka Panama.Horaantii sanadkii 2023, Costa Rica ayaa xirtay oo masaafurisay Luthman War same Faa rax, oo ahaa wiilka ugu weyn hogaam iyaha sare ee al-Shabaab, kaas oo dalkaas ku joog ay aqoonsi been abuur ah.

SOOMAALIYA MA WAXAA KU JIRA KAYD SHIDAAL OO KA BADAN KAN IMAARAATKA CARABTA?

Saliidda Soomaalia

Article information Author,Ahmed Cadceed

Role,Saxafi madaxbannaan Twitter,@ Ahmed Adeat

Waxaa baraha bulsha da ee Soomaalida ku b aahay muuqaal la isku barbar dhigayo key dadka Shidaalka ee dalalka Caalamka, kaas oo Soomaaliya ka dhigaya lambarka lixa ad ee dalalka ugu keydka shidaal ba dan caalamka. Muuqaalka waxaa soo bandhigay kanaalka YouTube ee Gravity, kaas oo adeegsada xogaha guud ee caalamka kadibna muuqaallo ka sameeya si ay isbarbar dhig ugu sameey aan. Tus aale muuqaalkan waxay isku barbar dhigayaan dala lka uu dhulkooda iyo baddooda ku jiro keyd shidaal taas oo Soomaaliya kaga sara mariyeen dalka saliid da qaniga ku ah ee Isutagga Imaaraatka carabta.

Wuxuu sheegayaa muuqaalku in Sooma aliya ay ku jirto boqol iyo kow iyo toban bilyan oo fuusto oo saliidda cadhiin ah. Lacag ahaan haddii lagu dhu fto qiimaha fuustada saliidda cadhiin ah ee Shalay; waxay noqonaysaa in ka badan siddeed Triliyan oo dólar, taas oo haddii ay run tahay Soomaaliya ka dh igaysa mid ka mid ah dalalka ugu qani san caalamka.

Maxaa ka jira in shidaal intaas la eg ku jiro Soomaaliya?

Runnimada xogta ku xusan muuqaalka ayaan wax ka waydiinay wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Agaasimaha wasaaradda, Maxamed Xaashi Carabeey ayaa BBC da u sheegay in aysan beenin karin isla markaanay aysan rum ayn karin xogta, maadaama aysan Soomaaliya ogayn qiyaa sta dhabta ah ee shidaalka ku jira Soomaaliya. Wu xuu sheegay in qiyaasta lagu xusay muuqaalkaas mid ka badan ay ku jiri karto gudaha Soomaaliya.

"Ma xaqiijin karno mana garanayno halka ay xo gtan ka keeneen, laakiin aad iyo aad ay uu suurta gal u yahay in intaas iyo ka badanba ay ku jirto S oomaaliya,” ayuu BBC da u shee gay agaasime Maxamed.Wuxuu ku sababeeyay hadalkiisaan in Soomaaliya aysan wali ogaan cadadka shida alka ku jira dhulka iyo badda Soomaaliya isla mark aana xogta rasmiga ah ee hadda la hayo ay ku kooban tahay oo kaliya waxa laga helay xirmo oyin ka mid ah kuwa badda.

Sannadkii 2020 kii, shirkadda sahaminta ee Nor way, TGS, ayaa ku qiyaastay in qayb kamid ah bad da Soomaaliyta uu ku jiro kayd saliid oo ku dhow 30 bilyan oo barmiil, oo leh kayd dheeraad ah oo ba dda ah, in kasta oo qiyaasaha dhulku ay aad u yar yihiin. Si kastaba ha ahaatee su’aal kama taagno in Soomaaliya ay ku fadhido kayd shidaal oo weyn, bad iyo berriba, balse weli lama hayo qiyaas rasmi ah oo lagu tiirsanaan karo taas oo sida muuqaalka oo kale sheegi karta tiro fuustooyin ah oo guud aha an ku jirta dhulka iyo badda Soomaaliya.

Ceelka Shidaalka ee aagga Oodweyne

Ceelka Shidaalka ee aagga Oodweyne

Sahminta shidaal ee So omaaliyaSooma aliyawa xaa lagu sameeyay baaritaan no shidaal oo badan kuwa as oo sida uu noosh eegay Agaasimaha Guud ee wa saaradda bartroolka iyo ma cdanta ee Soomaaliya, Aga asime Maxamed xa ashi, soo bilowday sanna dkii 1957 – saddex sano ka hor xornimadii Soom aaliya.

Ceelkii ugu horeeyay ayaa xilligaas "laga qoday woqooyiga Soomaaliya” tan iyo marka as waxaa la baaray 68 ceel, "afar iyo labaatan ka mid ah waxay tusaysay in uu shidaal ku jiro” ayuu yiri Agaasime Maxamed.Qaar ka mid ah ceelashii lagu bilaabay qod itaanka, ayuu dagaa lkii sokeeye iyo dhicita an kii dawladdi dhexe ku yimaadeen sidaasna ay ha kad ku galeen, sida uu BBC da u shee gay agaas imuhu. Markii ay Soomaaliya ka baxday dawl ad ku meel gaar ah sannadkii 2013, wasaaradda batrool ka ee Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay shirkad la yiraahdo Som Oil and Gas. Shirkaddan waxay sahamin ku samaynaysay laga bilaabo Kismaayo illaa Hobyo oo dhanka badda ah sida uu noo shee gay Agaasimaha wasaaradda.

Shirkaddaasi waxay sahamisay saddex aag oo kala duwan, "Waxayna sameeyeen baaritaan illaa 20 kun oo kilo mitir ah. Sanadihii 2015-2016 waxaa baaritaan kale sameeyay shirkad kale oo Spectrum la yiraahdo taas oo sida uu agaasimuhu sheegay iyaduna baartay 21 kun oo kilo mitir.

Haddaba labadaas baaritaan markii la sameeyay "waxaa la ogaaday keydka saliidda ee Soomaaliya ku jira ee badda inta laga baaray ah in uu yahay mid aad u badan oo fursad badan ay jirto, maalink iina lagasoo saari karo in ka badan hal milyan oo fuusto” ayuu yiri Agaasime Maxamed Xaashi Carrabey.

Shirkadaha caalamiga ah ee shidaalka oo ay ka mid yihiin Chevron, Eni, ExxonMobil iyo Shell ayaa sahamin ka bilaabay Soomaaliya 1950-meeyadii, balse waxaa la hakiyay markii uu dalka ka qarxay dagaal sokeeye 1991-kii.XIGASHO:-BBC

BOQOLAAL TAHRIIBAYAAL AH, SOOMAALINA AY KU JIRAAN OO KU XANNIBAN GAROONKA DAYAARAD AHA MADRID


Tahriibayaal ah oo Soomaali ku jiraan ayaa xaniban garoonka Madrid.Qoraalka sawirka, Tah riibayaal ah oo Sooma ali ku jiraan ayaaxanib an garoon ka Madrid. Kooxaha u dooda xuquuqda aad anaha ee Isbaani shka ayaa sheegay in dhowr boqol oo muhaaj iriin magangalyo doon ah ay ku xayiran yihiin gar oonka diyaaradaha ee Madrid ee dalka Spain, ayna ku sugan yihiin xaa lada xun, maadaama ay seexdaan "meel cariir ah oo aan munaasab ahayn”.

Muhaajiriintan oo inta badan ka yimid dalal ka Senegal, Somaaliya iyo Morocco, ayaa qaar badan oo ka mid ah waxa garoonka diyaa radaha ee Ma drid ay ka sameysteen teendho oyin yar yar oo ay s eexdaan, halka kuwo kala na ay ku nool yihiin xa alad ciriiri ah, ayaga oo dhex jiifta meelo aan nadiif ahayn. Dadka muhaajiriinta oo qaar badan oo ka mid ah ay u socdaan dalalka Laatiin Ameerika si ay uga sii gudbaan Mareynkanka ayaa si caadi ah ugu nool gudaha garoonka, ayaga oo dharka ku dhaqda musqulaha caadiga ah ee garoonka ku yaal sida ay tilmaameen Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ee Spain.

Guddiga Kaalmada Qaxootiga ee Spain (CEAR) ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters in tir ada dadka codsanaya ilaalinta caalamiga ah marka ay ka soo degeen garo onka caalamiga ah ee Madr id,ee Barajas, ay korortay tan iyo sanadkii hore.

"Garoonka diyaaradaha Barajas ayaa waja haya dhibaatada weyn oo ay ku hayaan dadka magang alyo doonka ah ee sii kordhay" ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay guddiga Kaalma da qaxootiga ee Spain. afhayeenka gudiga CEAR Elena Munoz ay aa tiri "dadku waxay ku seexdaan joodariyaal dhul ka yaal oo halkii xabbo dhowr qof ay wada agaan, kuwo kale ayaa kartoonno isaga jiifta". Waxaa jiray ilaa 400 oo qof oo ku xayirnaa garoonka usbuucii hore, "in badan oo ka mid ah ayaa yimaada maalin kasta," sida uu shee gay Munoz guddiga Kaalmada Qaxootiga ee Spain.Afhayeenka wasaaradda arri maha gudaha ee Isbaanishka ayaa sheegay in aysan bixin karin xog sax ah oo ku saabsan tirada dadka soo galootiga ah, balse waxaa uu yiri” duulim aadyada yimaada Spain waxaa ay isku bade lleen kuwo sida dadka muhaajiriinta ah”.

Sida ay sheegtay wasaaraddu, waxaa jira 3 qol oo loogu talo galay dadka soo galootiga ah ee magang elyo doonka ah, iyadoo mid afraadna si degdeg ah loo dhisi doono.

Tallaabooyinka ay dowladda Spain qaaday.

Waxaa jiray ilaa 400 oo qof oo ku xayirnaa garoonka usbu ucii hor Waxaa jiray ilaa 400 oo qof oo ku xayirnaa garoonka usbuucii hor Dowladda Spain oo ka duulaysa sidii ay uga hortagi lahyed qulqulka muhaajiriinta soo gaaray dalkaasi ayaa qaaday tallaabooyin dhe eraad ah. Waxaa ay sheegtay in ay kordhisay ciida nka ilaalinta xarumaha garoonka ,tirada bool iiska, saraakiisha xuduudaha iyo shaq aalaha nadaafadda ee garoonka ka howgala.

Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa sidoo kale ku dhawaaqday in la soo rogay shuruudo looga baa han yahay muwaadiniinta u dhashay dalalka qaar, sida Kenya iyo Senegal, kuwaas oo looga baahan y ahay in ay heystaan dal ku galka Spain xataa haddii ay dal kale u socdaan oo ay transit yihiin.

Muhaajiriinta Afrikaanka u badan ayaa waxaa inta badan ay yihiin kuwo u socda dal alka Laatin Ameerika, ayagoo marka ay gaar aan Spain dalb ada dal ku galka Brazil iyo wad damo kale kuwaas oo laga rabo Visa in ka badan 20 bari .

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qa xootiga oo booqatay garoonka iyo goobaha ay ku sugan yihiin dadka soo galootiga ah ayaa sheegay in halkaasi ay ka jirto xaalada caafimaad xumo oo aad u liidata Sidoo kale hay’adda Laanqeyrta cas ayaa walaac ka muujisay xaalada noololeed ee dadka, waxayna go'aansatay inay si ku meel gaar ah u joojiso adeegyadii ay ka bixin jirtay garoonka.

Socdaalka sharci darrada ah iyo magange lyada ayaa noqday arrimo siyaasadeed oo lagu muransan yahay Yurub, Maraykanka iyo waddamo kale toban kii sano ee la soo dhaafay iyada oo muhaajiriin badan ay safarro khatar ah ku galeen badda Medite rranean-ka iyo xud duudda Mareykanka iyo Mexico.

2023-kii wuxuu ahaa sanadkii soo galootiga ugu badnaa ay gaareen dalka Spain.

Tirada dadka 24kii saac ee la soo dhaafay lagu dilay duqeymaha Gaza

Weerarrada Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 107 qof 165 kalena waa lagu dhaawa cay Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Falast iin

Wasaaradda caafimaadka ayaa intaa ku dar tay in guud ahaan 27,238 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza 66,452 kale na lagu dhaawac ay tan iyo 7-dii October.

Dhawr ka mid ah dhimashada ayaa laga soo sheegay magaalada ugu xigta dhanka koonfureed ee Rafah, halkaasoo Qaramada Midoobay ay ka dig tay in xaaladdu ay tahay mid halis ku ah rayidka oo aan heysan meel kale oo ay u qaxaan. Afhayeen u had lay Q/Midoobay, Jens Laerke, ayaa muujiyay "walaaca qotoda dheer ee urur ku ka qabo xaalada goobtaas.lllll

Khan Younis waxay la kulantay kor u kac weyn oo dhanka dagaalka ah toddobaadyadii la soo dhaa fay, iyadoo Wasiirka Difaaca Israel Yoav Gallant uu sheegay Khamiista in howl galka halkaas ka socda uu sameynayo horu mar iyo natiijooyin la taaban karo.Gallant ayaa ballan qaaday in mila tariga Isr aa’iil ay "dhawaan gaari doonaan” Raf ah oo ah xad ka Masar iyo Gaza




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip