HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA FEBARAAYO 2024-KA

0
Saturday February 03, 2024 - 08:33:35 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA FEBARAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Shir Looga Hadlayo Amniga Soomaaliya Oo Ka Furmay Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soo maaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera amniga dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin Imaaraadka Car abta, Qatar, Ma reyk anka, UK iyo Turkiga. S

Shirka ayaa diiradda la gu saaray sidii dowladda So omaaliya looga taageeri lahaa dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo isku xirka kaalmada dhin aca amniga ee caalamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adke eyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta xasillo onida go bolka iyo in laga fogaado wiiqidda guu lihii adkaa ee laga soo hoyey dagaalka ka dhanka argagixis ada, taas oo imaanaysaa haddii aan la ixtiraamin madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

JFS ayaa dhammaadkii sannadkii tagay waxay ku qabatay Xarunta Q/Midoobey ee magaal ada New York Shirka Amniga Soomaa liya, kaddib markii cu naqabateynta hubka laga qaaday dalka, kaas oo loga hadlay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa in ay isku filnaasho amni u gaarto iyadoo loo marayo dhi smaha iyo qalabeynta Ciidamada Qalabka Sida.

Maxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada?

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/W saare Ku-xigeenka XFS ayaa gudd oomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga, qo rshaha la dagaall anka khawaarijta iyo ka mira dha linta siyaasadda loo dhan-yah ay.

Golaha ayaa warbixinno ku saabsan xaala dda amni ka dhagaystay Wasiirrada amniga iyo taliyayaasha ciidanka qalabka sida, iyagoo ka war-bixiyay xaaladda guud iyo dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.

Wasiirrada DF iyo dowlad goboleedyada oo kawada hadlay kobcinta dhaqaalaha dalka

Wasiirrada maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa isu gu yimid shir fogaan arag ah oo looga arrin sanayay horumarinta hanna anka maaliya dda dalka, kaddib markii Soomaaliya laga cafiyay deymi hii lagu lahaa.

Wasiirrada ayaa isku raacay in loo baahan ya hay in la keeno qorsha yaal cusub oo lagu ko bcin ka ro dhaqaalaha Soomaaliya iyo hanna anka shaqo abuurista dalka.

Wasiiradu waxay sidoo kale wax iska weydiiyeen wajiga cusub ee mashaariicda hor umarineed ee dalka.Bartamihii bishii December, Soomaaliya aya a laga cafiyay deymihii lagu lahaa, taasoo ka caaw inaysa inuu dalku helo maalgalin cusub si kor loogu qaadayo dhaqaalaha dalka . Hay’adda lacagta add uunka ee MF ayaa sheeg tay in Soomaaliya ay hela yso maalgelin dibadeed, si ay u maal gashato meel aha muhi imka ah, sida waxbarashada & shaqo abuurka si loo horumariyo nolosha Soomaalida.

Madax ka tirsan DFS oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay daahfurka Adeegga caymiska Caafimaadka

Mas’uuliyiin katirsan dowladda F.S ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusaayey daahfurka Ad ee gga caymiska Caafimaadka oo markii ugu horeysay laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho.Xafladdaan oo sidoo kale ay ka qeybg aleen ma dax ka socotay bangiyada Cisbita alada iyo culum a’udiin kale, waxaa ka hadlay Wasiirka Caafimaad ka Cali Xaaji, Wasiirka Dhallinyarada Maxamed Ca bdi Barre iyo Senetor Cismaan Xaaji Maxamuud Dufle, Kuw aas oo xusay muhiimadda adeegga cey miska uu u leeyahay bulshada iyo sida uu uga qeyb qaadan karo daryeelka dadka danyarta ah.

Madaxa Adeegga caymiska Caafimaadka Barak a Kaaliye Care Sakariya Ibraahim iyo Shugri C/qaa dir Jilacoow ayaa fahfaahiyay waxqabadka hey’a ddaan ,iyagoo sheegay in adeeg ceymiska caafim aadka uu yahay mid aad u qiimo jaban,dadkuna ay iibsan karaan, iyagoo xubin ka noqonaya Baraka Kaaliye Care.

DF Somalia oo soo saartay amar dalka looga mamnuucayo Bacaha …

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gebi aha anba mamnuucday Bacaha halka mar la isticmaalo, kuw aasi oo gudaha dal ka aad looga isti cmaalo. Wareeg to ka soo baxday Wasaaradda Deegaan ka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xuku umadda FS ayaa la gu sheegay in Bacaha halka mar la isticmaalo ay halis weyn ku yih iin deegaanka, taasi oo kee ntay in la mamnuuco.

Wareegtada oo ay ku saxiixan tahay wasiirka wa saaradda, Khadiija Al-Makhzoumi, kana kooban 2 bogg ayaa lagu sheegay in guud ahaan dalka laga mamnuucay soo dajinta iyo ka gacansiga bacaha fudud ee halka mar la’isticmaalo.

Go’aannada kasoo baxay wasaaradda ayaa u dhigna sidaan hoose:-

In gebi ahaanba Soomaaliya laga joojiyo soo dej inta, dhoofinta, soo saaridda, ka gana csiga, iyo istic maalka bacaha fudud ee halka mar la isticmaalo laga bilaabo 30 ka Juun 2024.

In dhammaaan ganacsatada soo dejisa baca ha, warshadaha soo saara, ganacsatada tafaariqle eyda iyo goobaha ganacsi ee dalka lagu wargelin ayo in laga bilaabo 30 ka Juun 2024, aan bacaha fu dud ee halka mar la isticmaalo dalka la soo galin karin lagana isticmaali karin.

Wasaaraddu waxa ay dhammaan shirkada ha iyo ganacsatada ku dhiirigelinay saa hindisidda bedelka bacaha, kuwaas oo aan deegaanka waxyeelo u gay sanayn, Wasaara ddu gacan ayay ka gaysanaysaa taageeridda ganacsatada ku hawlan sidii loo heli lahaa walxo bedel ka noqda bacaha halka mar la isticmaalo.

Sidoo kale wareegtada ka soo baxday Wasaara dda ayaa waxaa lagu wargeliyay dhamaan ganacs atada iyo shirkadaha ay qus eyso warqadan ay u hogaansamaan awaamiir ta kor ku xusan.

"Waxaa laga codsanayaa dhamaan hay’ad aha dowladda ee warqadani ku socoto in ay gacan ku sii yaan wasaaradda dhaqan galinta wareegtadan,” ay aa lagu yiri warqadan oo kasoo baxday xafiiska W asiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Amb. Khadiija Maxamed Almakhzoum.

Taliye SHUB oo shaaca ka qaaday halis weyn oo ka taagan xabsiga dhexe

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaal iyeed, Jen. Ma had Cabdiraxma an Aadan oo loo yaq aano (Shub) ayaa ka warbixiyay xaal adda xabsiga dhexe oo ay ku jiraan maxaabiis fara badan oo Somaliyeed.

Taliye Shub oo warbaahinta la ha dlay ayaa she egay in xaalad adag ay ka jirto xabs iga, isla-marka ana halis ku ah nolosha maxaabiista halkaasi ku xiran. Taliyaha ayaa sheegay in qaar kamid ah maxaabiista ‘ay qabaan xanuunka HIV AIDS, kuwa kalena ay qabaan Tiibisho iyo Cagaarshow’ oo ka mid ah cudurada faafa. "Meeshaan dad badan ay aa ku xiran oo Soomaaliyeed ninba waxbaa lagu keenay cid og malaha nin kasta waaran ayaa loo soo gooyay kadib xabsiga ayaa la keenay, haddii uu doono AIDS ayuu qabaa ama TB, iyo caga arshow” ayuu yiri taliyaha Asluubta.

    Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dadka qaar la keeno, iyaga oo xanuunsan, kuwa kalena ay me esha kula dhacaan xanuunada, daryeel la’aan ka jirta aawgeed.

"Ummadda waa isku dhex jirtaa ku isaga oo fiy ow ayaa la keenay waxaa laga yaabaa in isaga oo meesha ku jira uu cudurka ka qaaday si loola socdo malaha” ayuu sii raaciyay.

Waxaa kale oo uu farriin u diray dadka Soomaali yeed, gaar ahaan bahda caafima adka iyo hay’ad aha dowladda, isaga oo ugu baaqay inay gurmad la soo gaaraan xabsiga dhexe.

"Isbitaallada ha noqdeen, hay’adaha dowla dda ha noqdeen waxaan ka dooneynaa inay noo soo gu rmadaan oo ay ka qayb qaataan samata bixinta ma xaabiistia” ayuu mar kale yiri.

Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa marar badan laga soo wariyay xaalado nololeed, wax aana xittaa ay gaartay baarlamaanka oo markii dambe guddi u xil-saaray xaaladda maxaa biista

Taliyaha Booliiska oo sheegay in Ciyaartii Fiina alka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 40 askari oo Taliyana uu ku jiro

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Sulub Axmed Firin ayaa Maanta isagoo munaasa bad ka hadlaayay wuxuu kaga hadlay dhibaatadii ka dhalatay ciyaartii Fiinaalka ahayd ee tartankii Maamul Goboleedyada.

Taliyaha Booliiska wuxuu sheegay in Ciyaartii Fiinaalka ay ku dhaawacm een ku dhawaad 40 askari oo Taliye saldhig uu ku jiro.

”35 Askari oo uu kamid yahay Taliyaha Booliska Degmada Warta Nabada iyo shacab kale ayaa ku dhaawacmay Ciyaartii u danba ysay ee tartanka ma amul goboleedyada iyo G.Banaadi.”ayuu yiri Tal iyaha Hadaba faahfaahinta

Qoyska Luul Cabdicasiis oo dalbaday in dowl addu usoo gacan galiso ninka gab adhooda gubay

Qoyska Luul Cabdicasiis oo ahayd hawee ney uu ninkeeda gubay, taasoo Maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya in loosoo qabto gacan ku dhiig laha gab adhooda nolasha ku gubay.

Waxay sheegeen in ay u baahan yihiin in gacan ta loosoo galiyo Sayid Cali Cabdi Xaaji Daa’u ud oo ahaa eedeysanaha loo haysto inuu dilay xaaskiisa, si uu caddaaladda u maro.

Qoyska marxuumadda waxay sheegeen in aan la Aasi doonin maydka gabadhooda illaa laga keen ayo gacan ku dhiig laha.

Waxay sheegeen falka lagula kacay gabadhooda inuu ahay mid ugub ah.

Aabbaha gabadha dhalay wuxuu sheegay mad axweynaha Soomaaliya iyo maamulka gobolka gob olka Banaadir in uu ka doonayo in si degdeg ah loo gusoo qabto gacan ku dhiig laha gabadhiisa dilay loona marsiiyo sharciga.

AUN. Luul Cabdicasiis waxay kamid ahayd shaq aalaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxay ahayd hooyo leh uur lix bilood ah markii falkaan loo geysanayay. Waxay sidoo kale ahayd hooyo kaligeed ku ahayd korinta 6 carruur ah oo agoon ah oo ay nin kale u dhashay.

Shacabka degan Dhulkii Dab-damiska & Hogga anka Dhismaha Boliska oo lagu amray inay ka guuraan

Boliska Soomaaliya ayaa markale ku celiy ey in kama danbees Arbacada soo socoto laga guuro Dhulkii Dab-damiska iyo Hogga anka Dhismaha Bo liska oo ku yaal gobolka Banaa dir gaar ahaan ka soo horjeeda daarta Say-Biyaano.

Afhayeenka ciidanka Booliska oo la hadl ay wa rbaahinta ayaa yiri, "Waxaa lagu heshii yey taliska Boo liska iyo dadka deegaanka dadkii ay soo dirs adeen in la siiyo muddo laba isbuuc ah oo ku ekeyd maalintii uu waqtiga ka dhac ay oo shaqaadadu ay dhacaysay, xilliga la gu ball amay ayaa ah in shaqaa qa da halkaas ku dhamm aato, dadka gury aha degan ee ku haray waxaa la ga arsiiyey in taliska ciidanka Booliska uu siiyey laba isbuuc oo kale.”

Sidoo kale Afhayeenka ciidanka Booliska Soo maaliyeed oo sii hadlaya ayaa hadalkiisa waxa uu ku sii daray, "Isbuuc wuu dhammaa day waxaa soo haray hal isbuuc oo ku ek maalinta Arbacada ee soo socota.”

Ugu dambeyn Afhayeenka ciidanka Bool iska G/ le Sadiiq Doondishe ayaa sheeg ay in dadka de gan dhulkaan ay dham maatay muddadii loo qabtay ayna u hartay wax ka yar todobaad, isaga oo ka co dsaday in ay ugu guuraan muddadii loo cayimaday in ay ku guuraan

Xiisadda Dastuurka: Xasan oo ogolaaday hal arrin iyo mid kale oo uu ku dhagan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lasoo wariyay inuu ogol uga jawaabay go’aan ay gaareen koox siyaasiyiin ah oo maalmihii tegay ku wada sugna magaalada Garoowe, kuwaasi oo soo jeediyay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay aqbasho gogosha uu Garoowe dhigay Saciid Deni.

Shirkan ma ahan mid dib u heshiisiin ah oo dhinacyo is-haya loogu kala dab qaadi doono, ee waa ka doodida xaaladaha siyaasiga ah ee dalka yaalla iyo is-dhaafsiga fikrado wax ku ool ah oo kab u noqon kara marxalada ay ku jirto Soomaaliya, ayey leeyihiin dadka Villa Somalia ku dhow dhow.

Saciid Deni wuxuu sheegay in madaxwe yne Xasan Sheekh uu aqbalay gogoshiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u dhaqaaqay fulinta qaar kamid ah qodobadii uu ballan-qaaday intii uu ku jiray ololaha doorashada. Qaar ayuu durba dhameystiray, kuwana waxay u marayaan meel dhexe.

Howlaha bartamaha u maraya waxaa kamid ah dagaalka argagixisada iyo arrimaha dastuurka. Iyada oo siyaasiyiin badan iyo maamullada qaar ay madaxweyne Xasan ku hagradeen dagaalka uu kula jiro argagixisada oo taas ka dharagsan yihiin dad badan oo Soomaaliyeed, ayaa dhinaca kale siyaasiyiinta mucaaradka waxay qeylo dhaan midda argagixisada ka badan ka muujiyeen qorshaha uu Xasan Sheekh ku dhameystirayo dastuu rka.

Dhawaan waxaa la meel-mariyay habra aca loo maraayo dhameystirka dastuurka, kaas oo ka gudbay labada Aqal ee baarlama anka Soomaaliya. Xubnaha mucaaradka ayaa kasoo horjeestay qaabka loo maray ansixinta habraaca.Laakiin madaxweyne Xasan Sheekh markii uu Garoowe tegay kulan qado ah oo madaxdii hore iyo madaxda maamullada la yeeshay wuxuu ka sheegay in dastuurka xilli walba wax laga beddeli karo, laakiin ay muhiim tahay in muddo xileedka la dhameystiro.

Wuxuu kale oo madaxdaas ku yiri idinku sii wada-hadla, wixii aad go’aamisaana waa soo dhaweyn doona. Waxaana go’aamadii ay madaxdaasi gaareen kamid noqday in shirka Garoowe la wada aqbalo oo uu madaxweyne Xasan Sheekh iclaamiyo waqtiga la qabanayo shirka.

Madaxweynaha Soomaaliya inta uusan Garoowe aadin in habraacii dhameystirka dastuurka uu baarlamaanka mariyo waxay u muuqatay mid ujeedo leh. Waxaana la sheegayaa inuu fahamsana inay siyaasiyiinta dalban doonaan wada-hadalka uu hadda Deni ku dhawaaqay oo waxa ugu muhiimsan ee looga hadlayo ay tahay arrinta dastuurka.

Shirkaas ka hor waxaa la filayaa in madax weyne Xasan Sheekh uu saxiixo go’aankii baarlamaanka, si loogu shaqo bilaabo. Ka dib na waxa uu la kulmi doonaa siyaasiyiinta isaga oo kala doodaya qodobada, balse habka loo marayo dhameystirka madaxweynaha ma rabo inuu ka laabto oo waqti badan ayuu arrintaasi ku dhaganaa.

Inuu madaxweyne Xasan Sheekh aqbalay gogosha ay Puntland dhigtay sida uu Saciid Deni xaqiijiyay waxay ka dhigan tahay inuu Xasan Sheekh weli muujinayo bisayl siyaasadeed oo uu ogol yahay in wax badan lagala doodo, halka madaxdii ka horeysay la xasuusto inay diideen in qof siyaasi ah uu kala doodo tallaabooyinka ay qaadayaan inta lagu jiray muddo xileedkooda.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo habeen hore qoraal soo saaray ayaa soo dhaweeyay shirka uu iclaamiyay Saciid Deni.

Wuxuu Farmaajo ku baaqay in dhamaan siyaasiyi inta ay ka qeyb-galaan shirkaas, wallow uusan she egin inuu isagu shaqsiyan ka qeyb-gali doono iyo in kale. Iyada oo la fahamsan yahay sida ay siyaasad ahaan weli u kala fog yihiin isaga iyo Saciid Cabdull aahi Deni.Xigasho:-Caasimadda.net

Galmudug oo beenisay in Alshabaab 200 askari ay ku dileen dagaalkii ka dhacay degaanka Caad

Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa beeniyay in Alsh abaab ay 200 askari ku dileen dagaalkii todo baadkii hore ka dhacay degaanka Caad ee gobolka Mudug.

Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay inay Alshabab adeegsadeen sawirro been abu ur ah oo ay internetka kasoo kala degeen si ay u marin habaabiyaan dadka shacabka ah.

Wasiir Gaboobe waxa uu sheegay in khasaaraha ciidamada kasoo gaaray daga alkaas uu ahaa mid kooban oo u badnaa dhaa wacyo isagoo sheegay Alshabaab inay iyagu la kulmeen khasaaraha ugu badan ee kaso gaaray dagaalkaas.

Dhinaca kale, wasiirka amniga Galmudug, ayaa sheegay in saaxiibada caalamiga ah ay xoojiyeen weerarada dhinaca cirka ah ee lala beegsanayo xarumaha Alshabaab ee kuyaala gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Wuxuu sheegay marka la burburiyo kaydadka hubka Alshabaab in ciidanka dowlad da uu duullaan dhulka ah ku gali doono degaa nada ay hadda ku sugan yihiin Alshabaab.

Wuxuu sheegay in Alshabaab ay haatan usoo firxadeen dhinaca gobolka Mudug, halka as oo uu sheegay in ay ciidamada isku diyaar inayaan sidii ay usoo afjari lahaayeen.

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Rag Kufsi iyo dhac geystay

Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Pun tland gaar ahaan kuwa qaybta gobolka Nugaal ayaa Habeen hore howlgal qorsheysan oo dad iyo hub lagu soo qab-qabtay ka sameeyay magaalada Garoowe ee caasimadda Maamulkaasi.

Taliska Booliska oo war kasoo saaray how lgalkaasi oo saqdii dhexe ee Habeen hore la fuliyay ayaa sheegay in ciidanka ammaanka Maam ulka ay gacanta kusoo dhigeen rag ku eedeys an inay kufsi geysteen, isla markaana dhaceen Taleefano gacanta lagu qaato.

    Howlgalka ayaa intuu socday waxaa sidoo kale lagu soo qabtay rag hubeysan oo isticmaalayay waxyaabaha maanka dooriya, kuwaasi oo qaar kamida gacanta lagu qabtay iyaga oo dhaawac ah iyo hubkii ay wateen.

"Ciidanka Amniga Puntland ayaa xoojiyey hawl-galada lagula dagaalamayo kooxaha cab toyda ah kuwa amniga lidiga ku ah. Fadlan, La soo xiriir Ciidanka Booliska Puntland haddii aad ka warbixinayso dembi socda ama haddii ku jirto khatar degdeg ah 24/7” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Maa mulka Puntland.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu burburiyay xarumihii kaydka hubka Alshabaab ee degaanka Jaca

whatsapp sharing button Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaali yeed iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deeg aannada Jacar iyo Garab la’ ee gobalka Galga duud ee Galmudug.

Howlgalkan ayaa lagu burb uriyay labo xar un oo ahaa kaydka hubka iyo gaadiidka ee koo xda Alshabaab, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay hay’adda nabad sugidda ee NISA.

Hay’adda NISA ma aysan bixin macluumad intaan ka badan oo ku saabsan inta uu le’eg yahay khasaaraha gaaray kooxda Alshabaab.

Degaanada Jacar iyo Garabla’ waa dega ano ay gacanta ku hayaan kooxda Alshaba ab, waxayna hoos tagaan degmada Ceelbuur oo ah fariisinka ugu weyn ee Alshabaab.

Dorraad, hay’adda NISA ayaa sheegtay in howlgal laga fuliyay degaanka Buq-aqable la gu dilay lix horjooge oo katirsanaa kooxda Alsh abaab, kuwaas oo dadka ka qaadi jiray lacago baad ah.

Sidoo kale, NISA waxay sheegtay inay haw ada ka saartay 14 shabakadood oo internetka ah iyo akoono whatsapp ah oo ay Alshabab ku faafin jireen wararkooda dacaayadda ah.

Booliiska Somaliland oo raadinaya Haween jirdil u geestay nin ay guri ku ballamiyeen

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ee ka howlgala magaalada Hargeysa ayaa baadigoob ugu jira saddex dumar ah oo ku eedeysan in jirdil iyo sumcad dil u geesteen nin dhallinyaro ah oo ay guri ku ballamiyeen.

Afar haween ah oo Hargeysa degan ayaa lagu eedeeyay in ay jirdil u geesteen nin dhallinyaro ah oo lagu magacaabayay Caydu ruus Cali, waxaana ninkan guri ku ballamisay gabar la sheegay in xiriir wada sheekeysi kala dhaxeysay.

Booliiska ayaa howlgal ay sameeyeen horey ugu soo qabtay Hoodo Cabdi Cali oo 28jir ah, gabadhan ayaana la sheegay in ay aheyd qofkii ninka la jir dilay lagana duubay muuqaalka guriga ku ballamisat.

Ciidamada ayaana hadda raadin ugu jira saddex dumar oo kale oo qeyb ka ahaa jirdilka ninkan loogu geestay guri kuyaalla magaalada Hargeysa, haweenka la raadinayo ayaana la sheegay in ay ku jiraan baxsad.

Ninka dhibka loo geestay oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in guri ku ballamisay gabar ay is garanayeen, waxa uuna xusay markii uu guriga tagay in jirdil lagu bilaabay sidoo kale muuqaal laga duubay isaga oo qeybo kamid ah jirkiisa dhar la’aan yihiin.

Dhacdooyinka nuucan oo kale ah ayaa horey uga dhacday magaalada Muqdisho iyo deegaanno kale, waxa ayna dhacdooyinkan noqdeen kuwa ay haweenka qaar ku doonayaan in ay ku bahdilaan ragga xiriirka kala dhaxeeya.

Amni darada Garowe oo lagu eedeeyay Madaxda Sare

Xaalad amni daro ayaa ku soo korortay M/Gar owe ee Xarunta Maamulka Puntland gaar ahaan xiliyada habeenkii oo kooxo hurcad ahi marna dhex dooda dagaala yaan marna shacabka dhibaateyn ayaan. Qaasim Maxamed Ca bdi oo ah Gudoomiye ku xig eenkii hore ee G/Nugaal ayaa ku eedeeyay amni darada madaxda hada hoga amineysa Puntland.

"Saciid Dani iyo Xukuumadiisa ayaa u sabab ah xaalada amni daro ee ka jirta maga alada Garowe” ayuu yiri Qaasim Maxam ed Cabdi

Masuulkaan wuxuu tilmaamay in waxa dhibaato oyinka geyysanaya ay yihiin rag xiran dareyskii ciida mada puntland kuwaasoo daro ogo isticmaalaya.

"Madaama dareyska iyo hubka dhibaatada lagu geysanayo uu yahay kii dowlada Puntland waxaa dusha saaranaya amni xumida Xukuu mada Saciid Dani”ayuu yiri Qaasim Maxamed Cabdi

Al-shabaab Dowlada isku soo dhiibay

Taliska Guutada 8-aad CXDS Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.waxaa Maanta isku soo dhiibay nin ka tirsanaa kooxda Alshabaab. Ninkaan isa soo dhiibay oo lagu magacaa abo Maxamed Ibraa him ayaa dhanka Alsha baab-na lo oga yaqaanay Najiib.

Najiib wuxuu kooxdaan ka tirsanaa sida uu she egay mudo sedex sano ah ,wuxuuna ka mid ahaa qeybta Jabhadaha ay u yaqaanaan Alshabaabku.

Dhanka kale wuxuu qirtay inuu dagaalo badan ka qeybgalay kuwaasoo badankoodna ka dhaceen dhanka xad beeneedka Kenya iyo Somalia sida Mandheera iyo Lamu.

"Degmada Saakow ee Gobalka J/Dhaxe ayaan tababar ku soo qaatay”ayuu yiri mar uu la hadlay Maxamed Najiib Saraakisha Ciidamada Qaranka

Mar la weydiiyay wuxuu saaxiibadisa hawa da u marin lahaa ayuu ugu baaqay kaliya in sidiisa oo kale ay isku soo dhiibaam Dowlada

Nin Xaaskiisa si arxan darro ah ugu dilay Qoryooley iyo dilaaga oo la qabtay

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee G/Sh/Hoose ayaa sheegaya in halkaasi Maanta nin uu si arxan-darro ah ugu dilay xaaskiisa, kaddib khil aaf qoys oo lamaahan soo kala dha xgalay. Sida aan wararka ku helnay ninka gacan kudhiiglaha ayaa xaask iisa dilkeeda u adeeg saday toorey af badan, waxaana la sheegay in dhowr meel oo halis ah uu ninkaasi gabadha toorey da ugu dhuftay sidaasna ugu geeriy ootay.

Ciidamada ammaanka ee ku sugan degm ada Qoryooley ayaa si deg deg ah gacanta ugu dhigay ninka dilka geestay, waxa ayna saraakiisha ciidam ada sheegeen in la baarayo sababta keentay in nin kaan xaaskiisa gow raco.

Dilkan laga argagaxy ayaa imaanaya xilli Maanta la hadal hayay geerida hooyo korsane ysay lix car ruur oo agoon ah , hooyadaas ayaa na u geeriyoo tay dab uu qabadsiiyay ninkii iya da qabay una lah eyd uur lix bilood ah.

Abiye Ahmed oo hortagi doona baarlamaanka dalkiisa si wax looga weydiiayo MoU gii mura nka dhaliyey iyo arrimo kale

Abiy Axmed Ilo wareedyo ayaa BBC u sheegay in R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu 7baadka soo socda hor imaan do ono baarlamaanka dalkaas, isla ma rkaana uu jawaabo iyo sharaxaad ka bixin doono su’aalaha ay waydiiyaan xubnaha baarlamaanku.

Ilaha BBC-da la hadlay ayaa sheegay in sida uu qabo hab-raaca golaha shacabku, dad weynaha la ga codsaday in ay su’aallohooda u gudbiyaan R/ Wasaaraha sabtidii todobaadkii hore. Ilo xog ogaal ah oo ka gaabsaday in magacooda la shaaciyo ay aa intaasi ku daray in galinkii dambe ee isniinta ay ku ekeyd in su’aalaha la soo gudbiyo.

Xubin ka tirsan golaha ayaa sidoo kale BBC-da u sheegay in xubnaha looga digay "in aysan meelna ta Sgin, sababtoo ah waxaa jira shirar isdaba joog ah”. Sida uu qabo xeer-hoosaadka iyo hab-dhaqan ka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Itoobiya, Ra’iisul Wasaaraha ayaa sanadkii 3 jeer hor yima ada Golaha, wuxuuna jawaabo iyo sharraxaad ka bixiyaa su’aalaha la xiriira arrimaha guud.

Sidoo kale, waxa uu xeerku dhigayaa in Ra’iisul Wasaaruhu uu Golaha u soo gudbiyo warbixin la xiriirta howlaha guud ee shaqo ee dowladda sa nadkiiba labo jeer sida ku cad barnaamijka uu u qoo ndeeyay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa noqon doona kii ugu horeeyay ee horyimaada inta lagu guda jiro khudb ad sanadeedka furitaanka Goleya asha wakiilada iyo Federaalka. Waxaa xusid mudan in Ra’iisul Was aare Abiy Axmed uu ka soo muuqday Baarlama anka si uu u muujiyo mowqifka dowladda, iyadoo laga doodayay khudbaddii Madaxweyne Sahlework Ze wde ee caleema saarka bill owgii bishii November ee la soo dhaafay.

Ilo xog-ogaal ah ayaa BBC-da u sheegay in ma rka ra’iisul wasaaruhu uu ka soo muuqdo golaha baarlamaanka toddobaadka soo socda, laga yaabo in su’aalo laga weydiiyo arrimo siyaasadeed iyo dhaqaale oo waaweyn oo soo kordhay tan iyo ma rkii uu sharraxaad ka bixiyay bishii November.

Waxa ka mid ah waxyaabaha la waydiin doono heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay dawladda Itoobiya la saxeexatay jamhuuriya dda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland bil ka hor.

Heshiiskan is-af-garadka ah ee muranka ka dhaliyay gobolka, ayaa u ogolaanaya Itoobiya in ay ka kirayso dhul xeebeed 20 KM ah oo ay ka dhisanayso Saldhig Milatari iyo Deked, waxaana xilligaas la sheegay in ay Somaliland aqoonsi ka heli doonto Itoobiya.

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay si cad ugu dhawaaqay arrinta ku saabsan rabitaanka Itoobiya ee ku aaddan marinka badda ee bilo ka hor, hadal uu jeediyay xubno ka tirsan aqa lka sare. Waxaa la xusuustaa in khudbadii uu cinw aan uga dhigay "Dadka Biyaha ilaa Biyaha Badda”, wuxuu ku sheegay in Irid badeed oo Itoobiya loo helo ay tahay "arrin badbaado leh”.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu yiri "Ma jirto wax dam ac ah oo aan cidna ku duuleyno”, ka dibna wuxuu yiri, "Laakin waxaan rabnaa waddo aan leexleexad lahayn oo dhanka sharciga ganacsiga ah”.

Arinta kale ee la filayo in loo bandhigo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ah xaalada amni ee gobolada Ax maarada iyo Oromada. Sidoo kale, waxaa la filayaa in wada-hadalladii fashilmay ee u dhexeeyay dawla dda iyo kooxda hubaysan ee OLA oo ku magac dheer ‘Shene’ ay dib uga bilaabmi doonaan golaha.

Dalku in uu dayn qaato waa mid ka mid ah arrimaha dhaqaalaha ee golaha wakiiladu soo bandhigaan. Sidoo kale, waxaa la filayaa in qiimaha maciishada ay mudanayaasha baarl amaanka ka keenaan qaab su’aal ah. XGASHO:-BBC

Turkiga oo gacanta ku dhigay shabakaddii 2aad ee lala xiriiriyo Sirdoonka Israel

Laamaha amniga Turkiga ayaa qabqabtay xub no kale oo si dhow loola xiriiriyay Hay’adda Sirdo onka Israel ee Mossad.

Wakaaladda Wararka Turki ga ee Anadolu ayaa Jimcah an sheegtay in ciidamadu ay gaca nta ku soo dhigeen toddobo xub nood, oo ku eedeysan inay Hay’ adda Mossad ka iibinay een macluumaadka dabaga lka iyo la socodka bartilmaameedyada ee ku aaddan shakhiya adka ay baadigoobka ugu jiraan. "Tuhmanayaasha ayaa lagu soo qabqabt ay hawl galo ay si wadajir ah isaga kaashad een Ciidamada Booliska iyo Hay’adda Sirdo onka Qaranka Turkiga ee MIT. Hawlgalada ayaa laga sameeyay Magaaloo yinka Istanbul iyo Izmir.” Ayay ku warantay Anadolu.

    Warbaahinta TRT World ee Turkiga ayaa sheeg tay in shakhsiyaadkan ay isku dayeen inay la socd aan oo sawirran bartilmaameedya da, inay dhigaan aaladaha dabagalka iyo inay helaan macluumaadka kale ee Mossad uga baahan tahay dadka la doon doonayo.

Turkiga ayaa 2-dii bishii January shaaciyay in ciidamadiisu ay gacanta ku dhigeen in ka badan 30 qof, oo xilligaasi u basaasaayay Sirdoonka Mossad.

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegeysa in Mos sad ay dalka Turkiga ka qoratay dad u dhashay Fal astiin iyo Suuriya, si ay uga la shaqeeyaan damac eeda ah in ay soo afjarto Saraakiisha Xamaas ee ku nool dalkaasi.

Ka dib markii 7-dii October uu dagaalka dib uga dhex qarxay Israel iyo Falastiiniyiinta, Sir doonka Isr ael ayaa ku hanjabay in Madaxda Xamaas ay ku beegsan doonaan meel kasta oo dunida ah, gaar ahaan dalalka Qatar, Lub naan iyo Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erd ogan ayaa xilligaasi Israel uga digay cawa aqib xun, had dii ay isku daydo in xubnaha Xamaas ay ku ugaars ato gudaha Turkiga.

Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in Tel Aviv aysan Turkiga ku dhibaateyn karin Saraa kiisha Xamaas ee dalkiisu uu magangelyada siiyay.

Turkiga ayaa dib u dejin u sameeyay dhowr ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xamaas, oo Israel, Mareykanka iyo Midowga Yurub ay u aqoonsan yihiin urur argagixiso, balse uu Turkigu u tixgeliyo dhaqdhaqaaq u dagaalama xoreynta dadkooda iyo dhulkooda ay Israel xoogga ku haysato.

Wararkii ugu dambeeyay ee xabad-joojinta GAZA

Waxaa Dorraad iyo Habeen hore sii xoogeystay dadaall ada caalamiga ah ee loogu jiro sidi loo heli lahaa xabad-joojin kale oo ka hirgasha Marinka Gaza, xilli ay wali ciidamada Isra’il sii wadaan duqeymaha iyo dagaa lka culus ee ay ka wa ddaan Gaza.

Ilo wareedyo ayaa wakaal adda wararka ee AFP u sheegay, in Xamaas ay dib u eegis ku sameyneyso qorshe loo soo bandhigay oo Gaza looga hirgelinayo xabbad-joojin lix todobaad ah. Soo jeedintaasi ayaa ka soo baxday wadahada llo maalmahan ka socday magaalada Paris oo xal loogu raadinayo qaboojinta dagaalka Isra’il iyo Xam aas.

Dhanka kale, waxaa kasii dareysa xaaladda bani’aadannimo ee ka jirta Marinka Gaza, gaar ah an dadka rayidka ah oo ay hey’adaha gargaarka maxalliga iyo kuwa caalamiga ah ay ka digeen in ay dadku qarka u saaranyihiin in ay macluul u baa b’aan. Agaasimaha xaaladahaha dag dagga ee La anta Caafimaadka Adduunka Michael Ryan, ayaa sheegay in muddada ay wadahadallada ka socdaan magaalada Paris, ay dadka Gaza gaajo u dhiman ayaan sababo la xiriira go’doon ka ay Isra’il gelisay gargaarka bani’aadannimo ee gali jiray Gaza.

Wadahadaladda ka socda Paris ayaa waxaa hor -boodaya Qatar, Masar, Mareykan ka iyo Faransii ska. Xabad-joojintan ayay Isra’il ku dalbatay in lagu sii daayo dhammaan laheystayaasha soo haray ee gacanta ugu jira Xamaas.

Halka Xamaas ay dhankeeda dalbaneyso, in loo soo daayo maxaabiis Falastiiniyiin ah, sidoo kalana xabad-joojinta laga dhigo mid to os ah, Isra’ilna ay kala baxdo ciidankeeda gu ud ahaan Marinka Gaza

Kenya:Qarax gaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca boqolaal kale

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay Mag aalada Nirobi, 222 kalena waxaa soo gaaray dhaawac ,k adib markii Gaari xamuul ah oo siday gaas uu ku qarxay degmada Embakasi ,sida uu sheegay afhay een u hadlay dowladda.

Mr Mwaura ayaa sheegay in qaraxa uu ka dha cay warshad gaas ,kadibna dabka uu ku fiday bakh aar lagu sameeyo dharka iyo dunta ka iyo sidoo kale guryo dabaqyo ah.

Goob joogayaal ayaa warbaah inta gudaha u sheegay inay in da dka dhaawacmay ay ku jira ugu yaraan 25 carruur ah, sida uu sheegay wargeyska Standard.

Afhayeenka dowladda ayaa sheegay in goobta uu qaraxu ka dhacay la adkeeyay, isla markaana la sameeyay xarun talis oo gacan ka geysata isku xirka howlaha samata bixinta.

Guryo, goobo ganacsi iyo baabuur ayaa ku wax yeeloobay dabkaasi ,waxaana dadla lagu wargeli yay in ay ka fogaadaan aagga go’doo nsan si loo sa meeyo howlgalka samatabb ixinta.

IRAN oo qaaday tallaabo culus oo la xiriirta nukliyeerka

Iran ayaa bilowday dhismaha afar wersha dood oo cusub oo ku shaqeeya tamarta Nukliy eerka, kuw aas oo ay ka dhisayso dhinaca Koonfureed ee dalkaasi.

Wershadahan ayaa la filayaan in ay soo sa araan tamar gaadhay sa illaa 5,000 oo meg awatt, sida ay baahisay wakaaladda wararka dalka Iran ee IRNA.

Iran ayaa doonaysa inay soo saarto tamarta nu kliyeerka oo gaadhaysa illaa 20,000 oo megawatts marka la gaadho sannadka 2041.

Iran ayaa haatan leh hal wershad oo ku shaqaysa tamarta nukliyeerka, taasi oo soo saarta illaa 1,000 megawatt, waxaana wersha ddani ay shaqada bilow day sannadkii 2011, ka dib markii ay taageero ka heleen dalka Ruushka.

Iran ayaa sidoo kale wershad weyn oo ku shaq aysa tamarta nukliyeerka ka dhisaysa gobolka salii da qaniga ku ah ee Khuzestan ee u dhow xuduudda ay la wadaagaan dalka Ciraaq. Wershaddan ayaa la filayaa inay soo saarto tamaar gaadhaysa illaa 300 megawatt.

Hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan ilaa linta hub ka nukliyeerka ayaa sannadkii hore sheegtay in Iran ay horumar ka samaysay inay soo saari karto hub nukliyeer ah.

Maraykanka oo doonaya inuu Qunsuliyad ka furto Afghanistan

Maraykanka ayaa si taxader leh uga feker aya, inuu qunsuliyad ka furto dalka Afgha nistan, isaga oo aan wax aqoonsi ah u fidinin xukuumadda Talib an ee dalkaas maam usha, sida ku cad warbixin istaraatejiyadeed oo ay baahisay wasaaradda arrim aha debedda ee Maraykanku.

Tallaabadan uu qaadayo Mar aykanku ayaa u muuqata, isbed el weyn oo ku yimi siyaasaddii Maraykanka ee ku wajahnayd ururka Taliban, iyada oo haatan uu Maraykan ku ka fikirayo inuu maamulkaas kula macaam ilo, siyaa sad xadidan, oo looga danleeyahay lagu gaadho arrimo dhinaca amniga, siyaasad da iyo dhaqaalaha la xidhiidha.

Warbixintan oo loogu magacdaray, istaree teji yadda isku dhafan ee dalka Afghanistan, oo la meelmariyey bishii October ee sannadkii hore, ayaa dhigaysa, in Maraykanku uu doonayo inuu qunsul iyad ka furto dalka Afghan istan, iyada oo lagu shee gay qoraalkaas, in taageero loo muujinayo shaqada ergeyga gaa rka ah ee madaxweynaha Maraykanka u qaabilsan, dadka la afduubo ama kuwa la xidho, si uu fursad ugu helo in la soo daayo muwaadiniin Maraykan ah oo si caddaalad darro ah dalkaas ugu xidhan. Markii ay meesha ka baxday xukuumaddii Afghanistan, bishii August ee sannadkii 2021, wax aa Maraykanku uugebi ahaanba xidhay, safaara ddii ay ku lahaayeen Kabul, taasoo calaamad u aha yd, dhammaadka labaatan sano oo dalkaas uu ka socday dagaal daba dheeraaday iyo weliba iskaashi dhinaca siyaasadda ah oo Maraykanku la ahaa xukuumaddii Afghanistan.

Maxkamad Dil toogasho ah ku fulisay Lama ane si xun u dilay caruur

Dowladda Shiinaha ayaa dil toogasho ah ku ful isay lamaane si xun u dilay labo caruur ah ,ayaga oo ka tuuray daaqadda guri dabaq ah.

Zhang Bo aabaha dhalay carruurta iyo Ye Chengchen ayaa horay loogu helay dambiga ah in ay dileen gabar laba jir ah iyo wiil hal sano jir ah sanadkii 2020-kii.

Zhang waxa uu xiriir je cel la bilaabay Ye, ka di bna waxa uu fur ay xaas kiisii hore, isaga oo dilay caruurtiisa.

Maxkamadda Sare ee Shiinaha ayaa ku tilmaan tay lammaanaha "kuwa naxariis darada”

Lamaanahan ayaa Arbacadii lagu toogtay mag aalada Chongqing ee koonfurta-galbeed ee dalka asi. Ma cadda sida loo fuliyay xukunka dilka ah, ink astoo xukunnada dilka ah ee Shiinaha ay inta ba dan ku fuliso duritaan ama toogasho.

Dilka lamaanaha ayaa imaanaya ayada oo si doo kale dil lagu fuliyay arday jaamacadeed oo ca an ka ahaa dalkaasi lagauna magacaabi jiray Wu Xieyu kaas oo lagu helay dambi ah in uu dilay hooyadii 2015-kii.

Mareykanka oo qalab milatari ugu deeqay Kenya

Dowlada Kenya ayaa la sheegay inay kala war eegtay Mareykanka qalab Milatari oo qarash badan ku kacaya.Wararka la xiriira arin taan ayaa tilmaamaya in qalabk aani la siiyay Kenya uu ku fa dhiyo 220 Milyan oo lacagta Ken ya ah.

Dowlada Mareykanka ayaa ujeedkeedu yahay sidii hubkaani loogu xoojin lahaa sugida amniga Kenya iyo la dagaalanka Alshabaa.

Sida la og yahay dhulka dhaca xad been eedka Somalia iyo Kenya waxaa ku xooggan dagaal yaha nada Alshabaab kuwaasoo sidaas si la midana ugu xogan gobolada Juhooyinka.

2 dal oo Dagaal xooggan u dhaxeeyo oo Maxaabiis is dhaa fsaday

Dowladaha dagaalka xooggan ka dhaxeeyo ee Ruushka iyo Ukraine ayaa is dhaafsaday maxaabiis dagaal oo kala heesteen, xilli uu wali halkiisa kasii soc do dagaalka iyo duqeymaha ay is dhaafsanay aan labada dhinac.

Saraakiil ka kala tirsan lab ada dal ee Ruushka iyo Ukra ine ayaa Dorraad oo Arbaco aheyd is weydaarsaday ilaa 400 oo maxaabiis dagaal ah midkiiba labo boqol, waxaana wali labada dal kala heestaan maxaabiis kale oo badan.

War kasoo baxay Wasaaradd Difaaca Ruush ka ayaa lagu sheegay in labada dal is dhaa fsadeen maxaabiis ay kala heesteen, waxa ayna Ruushka xaqiijiyeen in loo daayay 195-maxbuus , halka ay dhankoodana sii daayeen 207-maxbuus.

Madaxweynaha dalka Volodymyr Zelenskyy ay aa dhankiisa soo dhaweeyay maxaabiista ciidank iisa katirsanaa ee lasii daayay, waxa uuna sheegay in 207 maxbuus dagaal oo u dhashay Ukraine la xoreeyay. Maxaabiistan labada dal is dhaafsadeen ayaa ku soo aadeysa xilli maalmo kahor ay bur burtay diyaarad milatari oo waday maxaabiis dagaal oo Ukraine u dhashay, Ruushka ayaana ku eede eyay Ukraine in diyaaradaasi gantaal ku dhufatay.

     Waxyaabo qarxa oo la dhigay meel u dhaw Safaarada Isra’il ee Sweden iyo kala carar dhacay

Ciidamada ammaanka dalka Sweden ayaa fuli yay howlgal deg deg ah , kaddib markii waxyaabo qarxa la dhigay meel u dhaw xaru nta safaarada ma amulka Israa’iil ku leeyihiin magaa lada Stockholm Booliiska ayaa ga bi ahaan xiray waddooyinka gala saf aarada Israa’iil, waxaana halkaasi ku kala cararay dadkii ku sugnaa kaddib markii la sheegay in halkaasi lagu arkay waxyaabo loo maleenayo qarax.

War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in ay qarxiyeen waxyaabihii qaraxa ka sameesnaa ee la dhigay agagaarka safa arada Israa’iil, waxa ayna booliiska sheegeen in aysan jirin cid wax ku noqo tay dhacdadaasi.

Safiirka Israa;iil u fadhiya dalka Sweden Ziv Ne vo Kulman, ayaa sheegay in weerar lagu qaaday safaaradooda iyo shaqaalahooda, waxa uuna xusay in aan marnaba la cabsi gelin karin ayna shaqado oda wadanayaan.Booliiska magaalada Stockho lm ayaa wada howlgalo ay ku baarayaan waxyaa vaha qarxa ee la dhigay meel ku dhaw xarunta safa arada Israaiil iyo waliba ciddii ka dambeesay falka asi, mana bixin booliiska faah faahino ku aadan baaritaankooa socda.

Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay shirkado maalgeliya dagaal dhiig badan ku daatay

Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyno ku soo rogtay saddex shirkadood oo laga leeyahay dal ka Sudan, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay ku lug lee yihiin colaada muddo sanadka ku dhaw ka socota dalkaasi. Shirkadaha Mareykanka cunaqabateynta kusoo rogtay wax aa kamid ah Bankiga Alkhaleej iyo Al-Fakher Advanced Works, waxa ana labadan shirkad lagu eedeeyay in ay gacanta ku hayaan ayna taageerayaan ciida mada Gargaarka Degdegga ah (RSF).

Mareykanka ayaa sidoo kale cunaqabateyn saar tay shirkadda kale ee Zadna International oo kamid ah shirkadaha waa weyn ee Sudan ka howlgala, shi rkadan ayaa iyana lagu eedeeyay in ay taageerto ciidanka milatariga Sudan.

War-saxaafadeed kasoo baxay waaxda maali yadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in shirka dahan ay wiiqeen nabadda, amniga, iyo xasilloonn ida Suudaan iyagoo lacag dhaqday ama dhaqaale ka soo ururiyay dhoofinta dahabka.

Dalka Sudan waxaa wali ka socda dagaal dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeya ciidamada milatar iga Sudan iyo kuwa RSF, dagaalkan ayaana sabab ay dhimashada dad bada iyo barakaca boqolaal kun oo qof .

Belgium oo ka carootay fal ku kaceen ciidanka Isra’iil ee ku sugan Gaza

Xafiisyada Gaza ee hay’adda horumarinta Belgi um ee Enabel, ayaa lagu burburiyay wax ay mas’u uliyiinta Belgium ku tilmaameen duqeyn ay geyste en ciidamada Israel

Wasiirka arrimaha dibadda Belgium Hadja Lahbib ayaa la wadaagay warbaahinta sawirada dhismaha xafiiska oo dhulka lala simay.

"In la beegsado dhismayaa sha rayidka waa wax aan la aqbali karin,” ayey tiri Lahbib, iyadoo intaa ku dartay in iyada iyo wasiirka horumar inta Belgium Caroline Gennez ay u yeeri doonaan safiirka Israel si ay u caddeeyaan wax walba.

Hadafka koowaad ee wakaaladu waa "in la hirgeliyo mudnaanta siyaasadda iskaashiga dawlad da Belgian iyo in kor loo qaado horumar caalami ah oo waara,” sida laga soo xigtay bogga Enabel.


WAA KUWEE DALALKA BARIGA DHEXE EE UGU BADAN SAMAYNTA &ISTICMAALKA DIYAARADAHA AAN DUULIYAHA LAHAYN?


Mid ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahyen ee Turkigu farsameeyayMid ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahyen ee Turkigu farsameeyay

Diyaarado yar yar oo aysan jirin wax kharash ah oo ku baxay ayaa cirka ku duulaya, waxa ay ka kacaan ama ku soo degaan magaalo, kayn, ama dusha sare ee doonida badda dhex deeda ah, waxa ay ay basaastaa, beegsataa oo xataa waxaa ay bedda shaa habka da gaalka dhulka. Hubka cusub uma baah na ciidan aad u badan, balse waxa uu u baahan yahay qof dhulka ka haga oo kaliya.

Bariga dhexe oo ah gobol ay ku badan yihiin colaa daha iyo kooxaha hubaysan ayaa diyaaradahaas waxa a ay ka noqdeen hub cabsi badan abuuraya, qof kasta waxaa uu rabaa in uu helo maadaama yihiin kuwa yaryar oo uusan ku baxayn kharash badan.

Machadka Daraasaadka Siyaasadda Caala miga ah ee (ISPI) ayaa ku qiyaasay in quwad aha bariga dhexe (marka laga reebo Israa'iil) ay ugu yaraan $1.5 bilyan ku bixiyeen diyaara daha aan duuliyaha lahayn ee mili tariga shantii sano ee la soo dhaafay.

Goorma ayuu bilowday tartanka diyaaradahan?

Hermes 900 oo ka mid ah diyaarada ha aan duuliyaha lahyen ee Israa'iil ah Hermes 900 oo ka mid ah diyaara daha aan duuliyaha lahyen ee Israa 'iil ah

Dadka qaar ayaa aaminsan in bilowgii tartanka hubka ee diyaaradaha aa duuliyaha lahayn uu ka bilow day waxa loo yaqaan gugii Carabta, balse tartankan ayaa ka soo horeeyay sida uu qabo DrJames Patton Rogers, oo ah agaasimaha fulinta ee machadka siya asadda iyo tignoolajiyada ee jaamacadda Cornell oo BBC-da u xaqiijiyay in tartanku uu soo bilowday dab ayaaqadii 1970-meeyadii ama horraantii 1980-me eyadii.

Israa’iil iyo Iiraan ayaa tan iyo xilligaas sameynayay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, waxayna labada waddanba u arkaan in nidaamka hubka fog uu yahay qayb muhiim ah oo ka mid ah difaaca qaranka.

Hase yeeshee isbeddelka lama filaanka ah ee istic maalka diyaaradahaan ayaa billowday kadib markii Tu rkigu uu adeegsaday in uu kaga hortago weerar ay soo ku qaadeen Ciidanka Suuriya sanadkii 2020-kii.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar ee Turkiga ayaa joojiyay in ka badan 100 baabuur oo ga ashaaman oo ay lahyeen ciidamada Suuriya kuwaas oo rabay in ay weeraraan kooxaha mucaaraadka.

Intaa ka dib, dalalka gobolka ayaa bilaabay in si weyn loo isticmaalo, iyada oo quwadaha bariga dhexe na ay soo saaraan tiro aad u badan oo diyaaradahan ah. Maxamed Suleymaan, oo ah maamulaha barnaa mijka istaraatiijiyadeed ee teknolojiy adda iyo amniga internetka ee hay'adda Bari ga Dhexe, ayaa sheegay in ay jiraan seddex waddan oo billow u ah soo saarista diyaarada ha aan duuliyaha lahayn ee Bariga Dhexe.

Kaalinta 1aad

Israa’iil waa dalkii ugu horreeyay ee adeeg sada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dagaalka Lubna an siddeetamaadkii qarnigii hore sida uu qabo Maxam ed Suleymaan."Dabcan ku tiirsanaanta Mareykanka waxay ahayd tignoolajiyada, laakiin waxay ka sameey say horumar ballaran diyaaaradahaan” Israa’iil ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee soo saarista iyo dhoofinta diyaaradaha aan duuliyaha laha yn, Wadarta guud ee hubka ay Israa'iil dhoofisay san adka 2022, 25 % waxaa uu ahaa diyaaradaha aan duul iyaha lahayn sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Israa’iil.

Mid ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil farsameeysay ayaa ah "Eitan", oo hawada ku jiri karta 36 saacadood oo xiriir ah, waxayna qaadi kartaa 1,000 kiiloogaraam oo gantaallo ah.

Israa’iil ayaa sidoo kale weeraro, dilal qorsheysan iyo hawlgallo gaar ah ku qaaday diyaaradda Hermes 450 iyo Hermes 900 oo drones ah, waxayna u adeegsatay dagaallade eda Qasa, sida lagu sheegay warbixinada ay baahiyeen warbaahinta gudaha.

Kaalinta 2aad

Dalka Turkiga ayaa kaalinta labaad galay, kaas oo sida uu qabo Suleymaan bilaabay samaynta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn , iyaga oo ku tiirsan naqshadaha reer galbeedka, gaar ahaan Maraykanka, oo inta badan laga keeno qalabka ceyriinka ah ee diyaarada laga sameeyo.

Diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2, ayaa hawada ku jiri karta 24 saacadood iyadoo joogge edu gaarayo ilaa 25,000, waxaana loo arkaa wax soo saarkii ugu horeeyay ee Turkiga. Suleymaan waxa uu intaa ku daray diyaaradahan ay ahaayeen hubka u gu caansan ee Turkigu kula dagaalamay Suuriya laga soo bilaabo sannadkii 2016-kii, iyo sidoo kale Liibiya s annadkii 2019-kii, markaasoo Turkigu u diray Bayraktar dalka Liibiya si looga hortago in Janaraal Khaliifa Xaft ar uu qabsado magaalada Tripoli.

Sida laga soo xigtay xogta rasmiga ah ee Turkiga, 2022-kii Bayratar, oo ah shirkad soo saarta diyaar adaha aan duuliyaha lahayn, waxay heshiisyo dhoofin ah la saxiixatay 27 waddan, dakhliga guud ee soo gala wuxuu gaarayaa $ 1.18 bilyan, waxaana ugu caansan Wadamada iibsada diyaarada Ukraine, Pola nd, Azer baijan, Morocco, Kuwait, Emirat es, Itoobiya, Turkmen istan, Kyrgyzstan, Roma nia, iyo Albania.

Kaalinta 3aad

Wadanka 3-aad waa Iiraan oo ku tiirsan qalabkan gudaha si ay u soo saarto diyaarada ha aan duuliyaha lahayn, sababtoo ah way ka jaban yihiin waddanka oo cunaqab atayn dhaqaale ay saaran tahay.

Iran waxay bilawday horumarinta barnaami jyada dayaaradaha aan duuliyaha lahayn ilaa 1980-meeyadii, intii lagu jiray daga alkii Ciraaq (1980-1988).

Barnaamijka Tehraan ee ah in ay soo saa rto diyaar adaha aan duuliyaha lahayn iyo in tiro ka mid ah loo dhoofiyo Ruushka ayaa waxaa ka carooday Maraykan ka oo cunaqaba tayn ku soo rogay shabakad ka koo ban toban hay’adood iyo afar qof oo fadhigoodu yahay Iran, Malaysia, China iyo Indonesia, sida lagu sheegay war qoraal ah oo uu soo saaray xafiiska Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.

Mareykanka ayaa sidoo kale Iran ku eedeeyay in ay ku lug leedahay in Xuutiyiinta ay siiso diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee duqeymaha u geysta maraakiibta ku sugan badda cas.

Bishii Oktoobar ee sannadkii hore, wasaaradda gaashaandhigga ee Iran ayaa soo bandhigtay diyaar adda "Mohajer 10", oo ay sheegtay inay awood u leeda hay inay ku duuli karto joog dhan 7,000 mitir, 24 saac adood, iya doo ku socota xawaare dhan 210 kilomitir, fulin aysana hawl-gallo ilaa laba kun oo kilomitir ah.

Saddexda dal ee carbeeda ee hadda u kordhiya sameeynta diyaaradahan

Diyaaradaha aan duuliyaha lahyen Iran ee "Mohajer 10".Diyaaradaha aan duuliyaha lahyen Iran ee "Moha jer 10". Sanadihii la soo dha afay Xiisaha Carabtu u qabaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa koray, gaar ahaan saddexda wadan ee kala ah Imaaraadka Carabta, Sacuudiga iyo Masar,

Ka dib markii uu caadi noqday xiriirka laba da dal ee Im aaraadka iyo Israa’iil ayay si wad ajir ah uga shaqeeye en sameynta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Shirkadda Imaaraadka ee Edge iyo Shirk adda Wa rshadaha Aerospace ee Israa’iil waxay si wadjir ah u horumarinayaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip