Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho kulan kula yeeshay madaxa xarunta gargaarga deg-degga King salman

0
Sunday January 28, 2024 - 12:20:51 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho kulan kula yeeshay madaxa xarunta gargaarga deg-degga King salman

    Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka sucuudiga, ahna madaxa xarunta King salman ee gargaarga deg-degga ah. Kulankaan sidoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka sucuudiga, ahna madaxa xarunta King salman ee gargaarga deg-degga ah. Kulankaan sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Sacuudiga u fadhiya Muqdisho Axmed Bin Muxamed al muwaladi , waxaana shirkaan looga wada hadlay sidii Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka loogala shaqayn la haa mashaariicda u adkaysiga aafooyinka , iyo in ay dadka soomaaliyeed helaan adeegyada aas-aaska u ah xalka waara si wax looga qabto Musiibooyinka soo noq-noqda ee dalkeena ka dhaca. Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa masuuliyiintaan uga mahadceliyay mashaaricda wax ku oolka leh ee ay soomaaliya ugu deeqeen taas oo maanta la saxiixay, dhanka kale Dalka Sucuudiga ayaa ballanqaaday in ay sii wedi doonaan mashaariicda nuucaas ah ee ay dalka ka fulinayaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip