HALKAAN KA AKHRISO;- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 27-KA JANNAAYO 2024-KA

0
Saturday January 27, 2024 - 08:24:26 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO;- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 27-KA JANNAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheikh: Wax ka beddel ka Dastuurka dood dambe noogama furna

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ay aa caddeeyay in aysan dood dambe ka furnayn dastuurka Soomaaliya, isagoo difaa cay go’aankii ay Dorraad labada aqal ee baarlamaanku ku me el mariyeen habraaca wax ka beddelka dastuurka.

Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay, wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka in ay dhaqan galayaan marka la gaaro dowladda soo soo socota. Wuxuuna sheegay in loo baahan yah ay in dalku yeesho dastuur rasmi ah. Madax weynuhu waxa uu sheegay in wax ka beddelkad astuurka uu soc0nayo illaa laga gaarayo in loo qaado afti dadweyne. Wuxuu sheegay dowladdi isu inay diyaar u tahay in qaddiyadaha taabana ya masiirka dalka ay kala tashanayo cid kaste oo ay qusayso.

"Qaddiyadaha siyaasadeed ee wada xaajoodka u baahan dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa ka wada xaajoonaya, barl amaanka ayay horkeenay aan,” ayuu yiri mada xweynha.Wuxuu sheegay dastuurka inta badan inuusan khilaaf ka taagnayn. isagoo tilmaamay in waxa khilaafku ka taagan yahay oo u baahan in laga heshiiyo ay yihiin arrimaha siyaasada.

"Haddii aan dhahno labo xisbi ayaan keenayn aa, waxaa nagu filan in la dhaho maya, labo xisbi naguma filma, saddex xisbi ama shan xisbi aya an doonaynaa. Ma anna gaa degreeto ku qora yna labo xisbi,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Hadalkaan ayuu madaxweynaha ka sheegay M/Garowe oo uu Dorraad uga qeyb galay xaflad da caleemo saarka madaxweyne Deni.

Guddoomiye Madaale oo Shirweyne uga qeyb galay M/Bagdaad

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/M uqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ay aa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caas imadaha Carabta oo ka dhacay M/ Bagdaad ee dalka Ciraaq. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay waxqaba dkii uu gaaray urur ka Magaalooyinka Carabta sa nadkii la soo dhaafay, Qorsh ayaasha loo baahanyahay si horumar ballaaran loo gaarsi iyo Caasimaddaha Carabta iyo sidii loo ansixin la haa ajendayaasha shirka soo socda, oo ay dham aan isku raacen madaxda shirka ka qeybgaleysa.

Gaba-gabadii Shirka Duqa M/Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq Camaar Muuse Kaad im ayaa Hadiyad qaali ah gudd oonsiiyay Gudd (Madaale).

Madaxweyne DENI oo sameeyay ballan qaad culus oo la xiriira khilaafka DF

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulla ahi Deni oo ka hadlay munaasab adda caleemo saarkiisa ee ma gaalada Garoowe ayaa sam eey ay ballanqaad cusub oo la xiriirka xiisadda kala dhaxey say dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamay in uu la fariisinayo mada xweyne Xasan Sheekh, islamarkaana uu dhigayo gogol Soomaaliyeed, isagoo ballan-qaaday inuu ka shaqeynayo midnimada iyo wadajirka Soom aaliya.

"Waxaa rabnaa haddii aan nahay Puntland in aan gogol Soomaaliyeed dhigno, waxa lagu kala tabanayo in aan halkan ka sheego ma rabo ee gogol uu madaxweynaha (Xasan) hoggaaminayo ayaa inoo fidsan,” ayuu yiri madaxweyne Saciid Deni. Waxa uu intaas kusii daray "Waxaan bal lan-qaadaya in aan midnimada iyo wadajirka Pu ntland ka shaqeeyo, sidoo kale waxaa balla nqa adaya in aan midnimada iyo wadajirka Soomaali ya ka shaqeyno.”

Madaxweynaha Puntland oo khudbadiisa soo koobay ayaa sidoo kale wuxuu u mahad-celiyay madaxda iyo marti sharafta kale ee kasoo qeyb-gashay munaasabadda caleemo saarkiisa, "Waa mahadsan tihiin, waxaan rabaa in aan si gaar ah ugu mahadnaqo hoggaamiyaha SSC.”

Dowladda dhexe iyo Puntland la filayaa inay iskaga soo dhawaadan sidii hore, ayada oo Dor raadna uu khilaafka hoos u dhigay madaxweyne Deni oo marti loo ahaa uuna sheegay in gogol fidsan looga hadli doono arrintaasi.

qeyb-galaan Muqdisho - Caasimada Online

Si kastaba, Saciid Deni ayaa 8-dii bishaan ku gu uleystay doorashadii ka dhacday Garoowe, taasi oo uu kaga adkaaday mucaaradkii sida weyn uga soo horjeeday, waxayna Dorraad munaasabadda caleemo saarkiisa ka socotaa magaalada Garoowe, oo ay ka qeyb-galeen madaxda sare ee dalka, kuwii hore iyo siyaasiyiinta intooda badan.

Siyaasi shaaciyay in Soomaaliya wajaheyso halis kaga imaaneysa dhinacyo kala duwan

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wa rsame oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaali yeed kuwooda ugu saameynta badan ayaa sheeciyay in dalkeena xilligan wajahayo halis kaga imaane ysa dhinacyo kala duwan.

Waxa uu sheegay xildhi baan ka in Soomaaliya halista u gu weyn ay xilligan uga ima aneyso cadawga gudaha uu ku sheegay argagaxisada yihiin iyo sidoo kale iyo damaca shisheeye ee ku saleysan dhul boobka.

”Soomaaliya waxay wajahaysaa halis jiritaan oo ka imaanaysa cadawga gudaha ee argage xi sada dawlad diidka ah, damaca shisheeyaha ee dhulboobka ah iyo isbeddelka dunida ee shanta ada mooyee sharci cidna kaama celiyo ah” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa na sheegay iyada oo jiraan halista ay Sooma aliya wajaheyso in haddana aysan jirin baraa rug ayna siyaasadda dalka noqotay mid cuqdad , aargudasho iyo xifaaltan ku saleysan.

”Siyaasadiina waxay noqotay calool u ciida min, cuqdad, ciilqab, aargudasho iyo xafi iltan xa afadaysan. Wacyiga, feegijnaanta iyo dareenka shacabkuna ma xoogana, sidayse u ilxuntahay uma Alle la’a.” ayuu yiri xildhibaanka.

Hadalka xildhibaanka ayaa kusoo aadaya xilli muddooyinkan aad u kacsaneyd xiisada siy aasada Itoobiya ee ku dooneyso in ay boobto dhul Soomaali leedahay, taas oo jirto haddana la furay xiisad siyaasadeed oo ku aaddan wax ka bedelka Dastuurka.

Siciid Deni oo Garawe kasoo sagootiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxam uud iyo waf di uu hogg aam inayo ayaa Dorraad ka soo ambo baxay magaalada Ga rawe ee caasi madda Puntl and , halkaas uu uga qeyb galay cal eemo saarkii madaxweyne Deni.

     Garoonka diyaaradaha magaalada Garawe wafdiga madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka soo sagootiyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo masuuliyiin kale oo maamulkiisa katirsanaa.

madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud oo tan iyo markii dib loo doortay aan tegin magaalada Garawe ayaa Dorraad u tagay calee mo saarka madaxweynaha Punt land Siciid Deni oo mar kale dib loo doortay.

Xiriirka u dhaxeeya madaxweynaha Sooma aliya iyo madaxweynaha Puntland ayaan wali la xalin, waxaana socdo qorshayaal lagu doo nayo in labada masuul isku arkaan si xal looga gaaro khilaafka u dhaxeeya dowladda Federa alka iyo maamulka Puntland.

doono qaabka shaqo ee Kastamyada Dowladda.

GUULEED oo weji cusub u yeelay xiisadda badda

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmu dug, Md. Cabdikariin Xuseen Guuleed oo sidoo kale hadda ah ergeyga gaarka ah ee wada-hadallada Dowladda Feder aalka iyo Somaliland ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalat ay he shiiska badda.

Guuleed oo wareysi gaar ah sii yay Telefish inka Universal ayaa w eji cusub u yeelay heshiiska Muuse Biixi iyo Abiy Axmed, isaga oo uu tilmaamay in lagu fashilinayo wada-hadalladii ugu dambeeyay ee ay Muq disho iyo Hargeysa dhowaan ku yee sheen waddanka Jabuuti.

Ergeyga ayaa tilmaamay in wada-hadallada ay ku billowdeen jawi deggan, balse saacado kadib uu soo baxay heshiiska badda oo abuur ay xiisad horleh.

"Go’aannada soo baxay qodobka ugu muhiimsan wuxuu ahaa in arrimaha masiiriga ah ee labada dhinac in hoos loogu daadago in laga wada-hadlo, laakiin waxaa ayaan darro ah aya doo qalinkii lagu qoray heshiiska uusan weli qad dii lagu qoray aysan qalalin oo 48 saac gudaho od arrintaan kale MOU ee ay kala saxiixdeen Muuse Biixi iyo Abiy ay soo baxday” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in arrintaas ay la yaab ku noqotay, ayna baabi’is ay natiijadii la filayay bil kadib, maadaama lagu ballamay in wada-hadallada lasii wado.

"Arrintaan waxaa annaga ay nagu noqotay filan waa, waxay nagu noqotay fajaciso, waxaa na u aragnay inay tahay arrin lagu majaxaabin ayo wada-hadallada iyo guulaha inay kasoo ba xaan bil kadib la filayay inay natiijo kasoo baxdo” ayuu mar kale yiri Guuleed.

Cabdikariin Guuleed ayaa sidoo kale tilma amay in ujeedada ka dambeysa damaca gurra can ee Itoobiya uu yahay mid lagu kala dhan-ta allo midnimada Ummadda Soomaali yeed.

"Waxaa kaloo u aragnay arrin Soomaaliya mid nimadeeda iyo wadajirkeeda looga hor imaan ayay iyo loogana hortegayay iskaashiga dadka Soomaaliyeed,”.Waxaa kale oo uu yiri "Annaga jawi qurux badan kalgacal iyo walaalnimo uu ku jiro ayay ahayd wada-hadallada ay u dhaceen”.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo xiisad u dhexeyso Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka dhalatay heshiiska badda ee ay kowdii bishaan wada gaareen Muuse iyo Abiy Axmed.


Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay xuska maalinta furdooyinka dunida

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, is la markaana lagu maamuusayay Maalinta Caala miga ah ee Fudooyinka ayaa lagu qabt ay Dekadda weyn ee Magaalada Muq disho.

Munaasabadaas waxaa ka qeyb galay dhammaan masuuliyiinta sare ee Wasaaradda Maaliyadda, qeyb aha kala duwan ee Maamulayaasha Fudooyinka, Ganacsato iyo Saraakiisha Hoggaanka ilaalada cashuuraha.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md. Biixi Imaan Cige oo hadal kooban ka jeediyay Munaasabadda ayaa u mahadceliyay dhamm aan Madaxda iyo Shaqaalaha Fudooyinka ,isa goo sheegay in uu qirsan yahay in shaqaalaha ay qabteen howl muhiim u ah dib-u-habeynta iyo kobcinta dakhliga.

wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in la casriy eeyay hannaanka dekhli uruurinta, waxa uuna intaa ku daray in la sii horumarin

Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed oo la filayo in ay fool ka fool isku arkaan dal Yurub katirsan

Dawladda Talyaaniga ayey wararku sheeg ayaan inay marti galin doonto shir madaxeed ay isugu keenayso madaxda dalalka Afrika, ay kamid yihiin Madaxweyn aha Soomaaliya iyo Ra’ isul Wasaaraha Itoob iya..

In ka badan kala bar dalalka qaaradda ayaa la filayaa inay ka qayb gal aan shir mada xeedkaas oo maalmaha soo soc da lagu wado inuu ka billowdo magaalada Roma, waxaana la filayaa inay ka qayb galaan oo ilaa hadda casumaadda aqbalay 15 madaxweyne iyo 8 ra’iisul wasaare. Waxaa kaloo jira wakiillo ayag ana ka socda dalal kale oo Afrikaan ah, iyo wufu ud guud ahaan tiradooda lagu she egay 57 wafdi.

Ilaa hadda waxaa la ogyahay in madaxda ka qayb galaysa shir madaxeedkaas ay ka mid yi hiin madaxweynaha Soomaaliya, madaxwe yna ha Eritrea iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya.

Wararku waxay sheegayaan sheegayaan in ujeddada shirku tahay in dawladda talyaaniga ay dalalkaas Afrikaanka ah kala hadasho qorshaha la yiraahdo Piano Mattei – Qorshaha Mattei – oo dadka u dhuundaloola arrintaas ay ku macneey een inuu la mid yahay qorshihii Marshal Plan ee dagaalkii labaad ee dunida ka dib dhaqaale ahaan lagu caawiyey Yurub sidii ay burburka dag aalka uga soo kabsan lahayd.

Qorshaha Piano Mattei ayaa leh qodobbo ay ka mid yihiin horumarinta iskaashiga, dhiirri gali nta dibad wax u dhoofinta iyo maal ga shiga, wax barashada, tababarrada mihnad eed, cilmi baari syada, caafimaadka, beeraha iyo cunnada, iyo qaar kale oo ay ka mid yihiin biyaha iyo tamarta, dhowrista deegaanka, la qabsiga cimilada, casriy eynta iyo xoojinta kaabayaasha iyo qaar kale.

Walow ajedaha ay qodobadaas ku jiraan, misna ilo ku dhow diblomaasiyiinta qabanqaab ada shirka wada waxay noo sheegeen in mushk iladda ka aloosan geeska Afrika aysan meesha ka marnayn. Ma cadda sida la doonayo in loo wa jaho, hase yeeshee Talyaani gu "wuxuu ka gaab sanayaa sida ay diblomaa siyiintaas sheegeen Inuu culays ku saaro in dalalka geeska ee mur anku u dhaxeeyo ay wada fariistaan oo ay wada hadlaan” sida ilahaas laga soo xigtay.

Waxay intaa ku dareen in ay suurtogal tah ay in talyaanigu "u kala dab qaado dhinac yada as muddada shir madaxeedku socdo ama ay dh ici karto in kulamo aan rasmi ahayn ay yeeshaan, bacdamaa shir madaxeed laga wada qayb galayo, casho sharafna la isugu imaan doono h abeenka Axadda, taasoo uu marti qaadkeeda fid iyey madaxweynaha Talyaaniga ”.

Dalalka gobolka oo Soomaaliyana ku jirto weli kama aysan hadlin, laakinse mas’uul ka tirsan xukuumadda Soomaaliya wuxuu BBC u xaqiijiyey in madaxweynaha Soomaaliya Xas an Sheekh Maxamuud uu shirka ka qayb galayo.

Shir madaxeedkan ayaa ku soo aadaya aya doo dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ay deb ciye en siiqada adkayd ee luqadda ay is dhaa fsan ayeen wixii ka dambeeyey 1dii Janaayo, markii heshiiska is faham ee xiisadda dhaliyey ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya.

Waxaa kaloo shir madaxeedka ka qayb gala ya urur goboleedyo uu ka mid yahay mid owga Afrika oo hore ugu baaqay in Soomaa liya iyo It oobiya ay wada fariistaan oo ay ka wada hadlaan arrimaha u dhaxeeya.

Sida ay sheegayso Shukri Said oo ah saxafi yad deggan Roma, madaxda hay’ado cal ami ah oo ay ka mid yihiin midoga Yurub, IMF, bankiga adduunka iyo hay’adaha Qaram ada Midoobay ayaa la filayaa inay shirkaas ka qayb galaan.

Dhaqaalaha qorshahan ayaa lagu wada inuu ka yimaado lacago ay bixinayaan dalalka hodan ka ah iyo ururrada caalamiga ah ee midowga Yu rub uu ka mid yahay, ayadoo sidoo kalena la fila yo in Talyaanigu uu ku yabo oho 4 – 6 Bilyan oo dollar oo ka mid ah dhaqa alaha qorshayaasha ka soo baxaya shirka lagu fulinayo.Source BBC

Madaxweynaha K/Galbeed oo cadeeyay mowqiifkiisa ku aadan ansixinta wax ka badelka Dastuurka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka hadlay khilaafka ka taagan dham eystirka Dast uurka ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo dhan kiisa talaabadii Baarla maanka labada Aqal ku ansixiyeen habraaca wax ka badelka Dastuurka.

Wuxuu sheegay in marxalado kala duwan uu soo maray Dastuurka, islamarkaana Dorraad loo dhan yahay oo uu ku amaanayo madaxweynaha dowladda Fedaraalka dada alka iyo wadatashiga uu galiyay arrimaha Dastuurka.

"Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan ku amaanayaa dadaaladii uu sameeyey intii ay soc otay shaqada Dastuurka, waxaan dadka Soomaa liyeed ku bogaadinaa inaan la isku dheganaan, iyadoo la tashanayo hadana horay haloo socdo” ayuu yiri Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale sheegay in aanan loo baahneen 30 sano kadib in dooda Dastuurka ay sii socoto, isagoona ugu baaqay dhinacyada aragti ahaan kasoo hor jeeda arrinta wax ka badelka Dast uurka iney miiska la yimaadaan doodaha ay qabaan lana saxo waxa dhiman. "30 sano ayaan ku soo jirnay looma dha ma, Dorraad waa u dhanahay dhame ystirka dastuurka, qabiil meeshii qof ka joogo kama maqna, meeshii labo qof ka joogtana waa ku dhan yahay, Soomaali Dorraad waa u dhant ahay ee arrinta dastuurka iyo dhismaha dowl and imadeena aan horay u dhaqaajino,” ayuu yiri Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen.

     Hadalkaan ayuu Madaxweyne Laftagareen ka sheegay munaaaabad lagu Caleema saara yay madaxweynaha dib loo doortay ee Pun tland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku xigee nkiisa oo Dorraad ka dhacday magaalada Garoowe.

Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maalin ka hor ansixiyey habraaca wax ka bed elka dastuurka oo aad ay u diidanaayeen siyaa siyiinta mucaaradka ah, waxaana kulankii lagu ansixinaayay ka dhacay buuq iyo saw axan xoo gan, hayeshee looma joojin oo waa la ansixiyey.

Xog: Itoobiya oo Addis Ababa ku casuum tay madaxda SSC-Khaatumo + Qorshaha Abiy

Sida ay ogaatay Caasimada Online, dawla dda Itoobiya ayaa casumaad u soo dirtay ma daxda maamulka kumeel gaarka ah ee SSC-Kha atumo, kuwaas oo ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu ka dalbaday inay A

ddis Ababa tagaan.

Itoobiya ayaa doona ysa in ay madaxda SSC kala hadasho arrimaha isbedelada siyaas adda gobolka, sida ka go’ita ankooda Somalila nd iyo arrimo ku saabsan dam aceeda badda Soomaaliya.

Dhinaca SSC-Khaatumo oo aan xaqiijinay in casuumaadaasi soo gaartay ayaan ilaa hadda ka jawaabin u yeeridda Addis Ababa uga timid ee ra’iisul wasaaraha Abiy Axmed.

Madaxda SSC-Khaatumo qaarkood oo la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay inay xoo g ga saarayaan xaqiijinta yoolkooda oo ah in aysan hadda dhexgalin xiisadaha kacsan, gaar ahaan arrinta badda oo ah mid xasaasi ah.

Itoobiya waxay doonaysaa inay saameyn ay ku yeelato arrimaha gudaha ee Soomaaliya, wax aana casumaadaan ay u dirtay madaxda SSC loo arkaa mid ay ku maleegeyso dhagar siyaa sadeed oo ka dhan ah dowladda federaalka Soo maaliya.

Xogo hoose oo toddobaadkii hore soo baxay ayaa sheegayey in Itoobiya ay Nairobi ku qaab ishay qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleed yada, si ay u marsato ajendaheeda guracan ee arrimaha gudaha Soomaaliya.

Dhankeeda dowladda federaalka Sooma aliya ayaa ciyaareysa door siyaasadeed oo caalami ah, waxay kasbatay dareenka dunida, iyadoo da maca Itoobiya meel looga soo wada jeestay, wa xaana la wada qiray in Soomaaliya ay dhanka diblomaasiyadda kaga guuleysatay Itoobiya.

Dhanka awooda, Soomaaliya ololaheeda dibl omaasiyadda waxay ku dhex waday inay iskaa shi militeri u hesho Itoobiya, waxaana difaac b uuxa ka balan qaaday dalal ay ugu horeeyaan Masar, Turkiga & Eritrea, kuwaas oo laba kamid ah uu markii horaba dagal kala dhexeyey Itobiya

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shir looga hadlayay xiriirka dhaqanka Afrika iyo Shiinaha

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska dhaqanka iyo diblumaasiyadda oo lagu qabtey madxafka qadi imiga ah ee Shiinaha ee mag aalada Beijing

Munaasabaddan oo ays oo qaban-qaabiye en machadka Shiinaha iyo Afrika ayaa ahayd mid lagu muujinayay xoojinta xiriirka iyo isfaha mka ka dhexeeya Shiinaha iyo Sooma aliya. Amb. Kullane ayaa matxafka si diiran lo ogu soo dhaweeyay gaar ahaan Dhismaha Zhizhong oo ah xarunta aqoonta taariikhiga ah iyo isdhaafsiga dhaqanka.

Sidoo kale, ujeedkan munaasabaddan loo soo agaasimay ayaa ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka dhaqanka ee ka dhexeeya Shiinaha iyo Soomaaliya. Danjire Kullane ayaa intii uu boo qashada ku guda jiray halkaasi ka jeediyay khu dbad uu ku muujinayo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Shiinaha iyo Afrika. Waxa uu ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay in la fahmo asalka ilbaxnimooyinka.

Danjiraha ayaa ku baaqay in la iska kaa shado horumarinta iyo wada-shaqeynta umm adaha dunida ku nool. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa warbaahinta Shiin aha iyo Afrika, iyadoo lagu soo bandhigay ahmiyadda xiriirka Shiinaha iyo Afrika.

Dil aragax leh oo wiil dhallinyaro ah loogy geestay Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Kooxo burcad ah oo ku hubeysnaa toorey ay aa Habeen hore xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee degmada Dayniile waxa ay ku dileen nin dhallinyaro ahaa oo xaaf adaasi ku lahaa xarun caafim aad. Sida aan wararka ku helnay burcada ayaa jidka u gashay Dr Siciid Cabdulle Ma xamuud, xilli uu kasoo baxay goob jiimka lagu sameeyo, wa xaana dhaqtarka loo dilay kaliya moobeelkii uu watay oo laga dhacayay sida eheladiisa sheeg een. Ciidamada ammaanka oo goobta dilku ka dhacay gaaray ayaa ku guul dareestay in ay soo qabtaan kooxdii dilka geesatay, waxa ayna sara akiisha ciidamada sheegeen in ay wadaan howlg alo lagu raadinayo burcada dilka ka dambeysay.

Dadka degan xaafada uu dilka ka dhacay ayaana aad uga argagay dilka loo geestay Dr Siciid oo ay tilmaameen in uu ahaa nin wanna a ga n , waxa ayna laamaha ammaanka ugu baaq een in lasoo qabto raggii dilkiisa ka dambeeyay.

Dilalka iyo dhibaatooyinka kale ay geest aan kooxaha burcada ah ayaa kusoo badan aya mag aalada Muqdisho iyo duleedk eeda, burcada dhib aatada dadka u geesta qaarkood ayaana inta la xiro haddana maalmo kaddib lasoo daayaa.

Howlgal ay ku dhinteen qof Shacab ah iyo Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Beledweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl gal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Baledw eyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan xaa fada Buundaweyn.

Howlgalka ayaa la sheegay in lagu beegs ad ay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ku sug naa xaafadaas, isla markaana ciidamada ayu suurtagashay iney dilaan mid ka mid ah xubnihii kooxda. Waxaa sidoo kale howlgalka intuu soc day ku geeriyooday qof shacab ah oo ay hal eeshay rasaasta u dhaxeysay ciidamada dowla dda iyo xubnaha Al-shabaab ka tirsanaa, kaasoo ahaa nin ganacsade oo si weyn looga yaqiinay Baledweyne oo lagu magacaabi jiray Xuseen Shariif, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay qofkale oo shacab ah.

Taliska ciidanka Militariga guutada 5-aad ee qeybta 27-Aad Maxamuud Xasan Ibraahim Ba akay ayaa warbaahinta u sheegay in xubin ka mid ah kooxda Al-shabaab lagu dilay howlgalka ka dhacay xaafada Bundaweyn, isagoona sheeg ay in xogta howlgalkaasi ay soo gudbiyeen bulsh ada Xaafaddaas.

”Way soo dhamaatay waqtiga dadka bulshada indhaha u ah inta la dilo la oran jiray wuu bax saday iyo lama yaqaan. ninkaan howlgalka lagu dilay ee Al-shabaab ka tirsana waxa uu watay hub isugu jiray Bastoolad iyo Bambooyin uu doo nayay inuu dadka ku dhibaateeyo” ayuu yiri Taliye Baakaay.

Taliye Maxamuud Xasan Ibraahim Baakay ayaa ku bogaadiyay ciidamada amaanka degmada Baledweyne howlgalka Habeen hore ay ka fuliyeen xaafada Bundaweyn oo uu sheegay inuu u dhacay sidii loogu talo galay

Ciyaartii finalka ee xulalka Galmudug iyo Hirshabelle oo dib loo dhigay

Waxaa muddo laba maalin ah dib loo dhigay Ciyaartii finalka ee tartanka dowlad goboleedya da taasoo lagu balansanaa in la vcayaaro Maalinta sabtida

Ciyaartan oo dhexmari doo nta xulalka Hirshabelle iyo Gal mudug ayaa Waxaa la ciyaari doonaa maalinta Isniinta oo Taariikhdu Tahay 29-January sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xiriirka kubada cagta Somalia.

Qoraalka xiriirka laguma sheegin sababaha dib u dhaca kooban sababay hase ahaatee warar aan helney waxay sheegayaan si amaan loo sugocayaarta Galmudug iyo Hirshabelle dib loo dhigay si ay uga qayb galaan Madaxda sare ee Qaranka.

Xaalado bani'aadanimo oo laga soo shee gayo degmada Qansaxdheere

Waxaa aad looga soo deyrinaya xaalada no loleed ee dadka ku nool degmada Qans axdh eere ee gobolka Baay oo waja haya xaal ado bani'a adanimo.

Maamulka degmada Qansax dheere ayaa she egay iney mag aalada ay go'doon ku jirto mudo 12 sanadood ah, islamarkaana ay sii adkaan hayso nolosha dadka. "12 sano ayay go'doon tahay degmada, daawada waxaa laga hela xarumo hay'adeed, cuntadana waxaa lagu keena Gaari Dameero, dhibkaas waxaa looga bixi kara in Al-shabaab lala dagaalamo oo go'doonka laga saaro mag aalada" ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka deg mada Qansaxdhe ere Cumar Maxamed Cali.

     Guddoomiye ku xigeenka maamulka degma da Qansaxdheere Cumar Maxamed Cali ayaa ugu baaqay madaxda dowladda Fed araalka iyo kan maamulka Koonfur Galbeed iney ka shaq eeyaan sidii degmada looga qaadi lahaa xaalada go'doonka ah.

Kooxda Al-shabaab ayaa horay u go'doom isay deegaano iyo degmooyin badan oo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya oo ka baxay M/Kismaayo

Wasiirka Wasaaradda Amniga dowlad Gobo leedka Jubaland Gen Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen Cali Maxamed Maxam uud Bagmadoow ayaa Ciid anka ATMIS kala ware egay Xerada ma dhamaa to ee duleedka Magaalada Kisma ayo.

Xeradaan ma dhamaato oo sanooyin badan ay ku sugnaayeen ciidanka Itoobiya ee katirsan ATMIS ayaa waxaa wareejiyay Taliyaha Qeybta Lixaad ee ATMIS Gen. Lucas Kutto.

Ciidamada Kenya ee katirsan howlgalka ATM IS ayaa weli ku sugan meelo kamid ah Gobolada Maamulka Jubbaland, iyaga oo Ciidamada Jub baland ka taageera sugida Amniga Xaruma ha Maamulka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shab aab. Xeradan Ciidan ayaa ka mid ah xerooyin dhowr ah oo ciidanka xoogga dalka Soomaali yeed ay kala wareegeen ciidanka ATMIS, iyadoo la qor sheynayo dhamaadka Sanadkan ineey guud ahaan dalka isaga baxaan ciidanka nabad ilaalinta u joogo.

Maxkamadda ICJ oo Dorraad go’aamineysa in

Israel ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza.

Masxkamadda caalamiga ah ee cadaala dda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya inay joojiso howlgallada milate ri ee ay ka waddo Gaza.

Fadhiga maxkamadda ICJ oo Dorraad oo Jim co ah dhacaya ayaa qeyb ka ah dacwad ay Koo nfur Afrika soo gudbisay oo ku saabsan in Isra a’iil ay geysatay xasuuq. Xukun ka dhan ah Isr aa’iil ma aha mid ay fulinayso maxkamaddu balse waxa ay noqo naysaa mid siyaasad ahaan muhiim ah.

K/Afrika oo si weyn u taageerta falastiiniyiinta ayaa maxkamadda ka codsatay in ay soo saarto sagaal qodob oo ku meel gaar ah, oo ay ku jiraan joojinta dhaq-dhaqaaqa militari ee Israa’iil.

In ka badan 25,000 oo falastiiniyiin ah oo u badan haween iyo carruur ayaa la dilay tobanaan kun oo kalena waa la dhaawacay, sida ay sheeg tay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza, tan & markii Israa’iil ay billo

wday weerarkeeda.


Faarax Macalin oo si qiireysan uga hadlay Damaca Itoobiya

Siyaasiga Somali Kenyaanka ah ee Faarax M acalin ayaa isagoo ku sugan Garowe wuxuu ad ag oo xamaasadeysan uga hadlay damaca Itoo biya ee Badda Som alia.

Faarax Macalin ay aa ugu baaqay fader aalka iyo ma amul Go boleedyada inay u midoobaan midnimada iyo difaaca Dhulka Som aliyed.

Hadaba hadalada qiireysan ee siyaasigaan halkaan hoose ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Universal TV:

Banaan-bax looga soo horjeedo damaca Itoobiya oo ay dhigeen Soomaalida Koon fur-Afrika

Banaan-bax weyn oo looga soo horjeedo dam aca Itoobiya ayaa ka dhacay Dalka Koonfur Afri ka. Isu soo baxaan waxaa dhigay Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Koonfur Afrika ,wa xayna wataan boorar ay ku xardhan yihiin Badaeenu iib maaha.

Gudoomiyaha jaaliyada Soomaaliyeed ee Da lka Koonfur Afrika iyo masuuliyin kale ayaa had alo ka jeediyeen isu soo baxa Dorraad ka dhac ay Magaalooyin ay ka mid tahay Johannesburg.

Shariif Maxamed Wahliye oo ka mida dadkii hadalada ka jeediyay isu soo baxa ayaa sheegay ineysan marna aqbali karin oo ay dagaal ka xigaan in dhulka Somaliyeed Itoobiya soo damaaciso.

"Cid aan u ogolnahay majirto in dhulkeena ay xoog ku qaadato, diyaar waxaan u nahay in aan difaacano”.ayuu yiri Shariif Maxamed Wehliye.

Sidoo kale Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Dalka Konfur Afrika Maxamed Cumar Talyaani ayaa banaan baxa ka sheegay inay dhaqaale iyo xoog-ba diyaar u yihiin inay dalkooda ku difaacdaan oo xitaa hub aysan uga baahneyn dowladaSomalia isla markaana ay iman doonaan iyagoo hubeysan.

"Dowladda Koonfur Afrika waxaan u gudbinay warqad aan ku muujineyno dareenkeena iyo sida aan uga soo horjeedno damaca dowladda Itoobiya”.ayuu yiri Guddoomiyaha Jaaliyadda Koonfur Afrika.

Si kastaba banaanbaxa halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

Abiy oo si lama filaan ah uga laabtay go’a ankiisa xiisadda kala dhaxeysa Sooma aliya

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dalkiisa aanu dagaal marn aba la gali doonin Soomaaliya, iyagoo doon aya galangal ay u helaan bad iyo deked.

Abiy ayaa sidoo kale sheegay in dowladdiisa aan looga sha kin karin inay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya iyo in kale, sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu yiri, "Sida Ethiopia ay uga go’ant ah ay midnimada iyo nabadda Sooma aliya wax aa nu ku muujinay dhiigga, iyo dhididka wiila sha iyo gabdhaheenna qalabka sida.” Waxa uu sheegay Abiy Axmed in tobanaan kii sanad ood ee u dambeeyay ay Ethiopia baadi doonka nabadda Soomaaliya ku weysay kumanaan ciid an ah – oo aanu jirin- dal kale oo naf hurnimadaa u sam eeyay.

Hadalkan ayuu ra’isul Wasaare Abiy ka she egay kullan muddo afar maalmood ah uga soc day Addis Ababa xubna Golaha Dhexe xisbiga talada haya ee Ethiopia.

Qaraar ka soo baxay guddigan Dorraad oo lagu baahiyay warbaahinta Ethiopia, ayaa sidoo kale lagu sheegay in Guddiga xisbiga Prosperity Party ee (PP) uu isku raacay in he shiiskii is afgarad ee dowladda Ethiopia ay bilo wgii bishan la gashay Somaliland ee muranka badan dhaliyay loo bedello mid shaqeyn kara oo ku sal eysan mabaa’diida wax is dhaafsi ee dalalka deriska ah.

Qoraalka ka soo baxay golahan ma uusan kala cadeyn in Ethiopia ay arrintan kala xaajoo neyso dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo in kale, laakiin waxaa lagu sheegay in he shiiskaasi uu marag u ahaa booska ay Ethio pia ka taagantahay kobcinta dhaqaalaha gobol ka iyo cilaqaadka is-dhex-galka iyo dhaqanka.

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia ayaan dhinaca kale soo hadal qaadin heshiiskii is-afgarad ee ka careysiiyay dowladda Federaalka Soomaa liya ee ay Ethiopia 1-dii bishan la saxiixatay So mal iland, kaasoo Ethiopia siinaya 20km mitir oo xe ebta badda cas ah, taa bedelkeedana ay Somalil and heleyso aqnoonsi, sida ay sheegtay.

Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen ka Ethiopia ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dal kaasi Demeke Mekonnen, oo xilkaasi hay ay mu ddo 11 sanadood ah, oo is-xig-xig ay, ayaa ka de gay xilkaasi, waxaana bedelaya Temesgen Tiru neh, madaxa sir dooonka Ethiopia.

Warkan oo ay qoreen warbaahinta Ethiopia ayaa waxaa kaloo xaqiijisay wakaaladda wararka ee Reuters oo sheegtay inay ka soo xigatay sar kaal sare oo ka tirsan dowladda Ethiopia. VOA

Soomaaliya oo sanadkan awoodda milateri uga sare martay dalal America iyo Asia ah

Soomaaliya oo sanadihii dambe sameynaysa isbeddel dhanka awoodda milateriga ah, ayaa kasoo muuqatay liiska ayada oo ka sare martay dalal ku yaalla Ameerika iyo Aasiya.

Global Firepower oo ah shabakad isha ku haysa xogta difaaca caalamka ayaa qiimeyn ay sannadkan ku sameysay 145 waddan, waxaana kasoo muuqatay Soomaaliya oo ay ka hoos mar een dalal sanadkii hore aan ka hooseyn.

Qiimeyntan ayaa diirada lagu saaray in ka badan 60 arrimood sida tirada ciidamada, qal abka milatariga, xasilloonida maaliyadeed, goo bta juqraafiyeed iyo agabyada la heli karo, ayada oo qodobbadani ay si wada jir ah u go’aamiyaan dhibcaha PowerIndex, halkaasi oo buundooyinka hoose ay muujinayaan awoodaha ciidan ee xooggan.

      Mareykanka ayaa leh ciidamada ugu awooda badan caalamka, waxaana ku soo xiga Ruushka iyo Shiinaha oo ku jira kaalinta 2-aad iyo 3-aad. Hindiya waxa ay soo galeysaa booska 4-aad, si da lagu sheegtay bogga Global Firepower, oo ah shabakad isha ku haysa xogta difaaca caalamka.

Sidoo kale waddamada kale ee soo galay 10-ka ugu sarreya waxaa kamid ah dalalka Kuuriya da Koonfureed, Ingiriika, Japan, Turkiga, Pakis tan iyo Talyaaniga.

Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay ka gas hay liiska awoodaha militari ee adduunka kaa linta 142-aad oo lamid ah kaalintii ay gashay san nadkii tagay balse waxaa kala duwan 3-da wa ddan ee ka hooseeya.

Sannadkan waxaa ka hooseeya 3 dal oo kala ah Bhutan, Moldova, Suriname. Waddamadii ay sannadkii hore ka sare martay waxaa ka baxay Benin oo sannadkan gashay kaalinta 41-aad.

Waddamadan ay Soomaaliya ka sare martay ayaa waxay ku kala yaallaan qaaradaha Amee rika iyo Aasiya.

Markii hore Soomaaliya waxay meesha ugu hooseysa uga jirtay liiska caalamka muddo dheer, balse waxaa muuqata hadda in saddexdii sano ee lasoo dhaafay ay sare u soo kaceysay.

Si kastaba, waxaa la saadaalinayaa in san adaha soo socda ay awoodda militari ee Soomaa liya ay sare u kici doonto, maadaama laga qaa day cuna-qabatayntii hubka, ayna yeelatay xaqa soo iibsashada ama siinta hubka, oo markii hore mamnuuc ka aheyd Soomaaliya.

Kacdoon xooggan oo ka socda gobolka Amxaaradda kadib is-casilaadii Mekonnen

Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xuk uumadda ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobolka Amxaaradda ee dalka Ethiopia.

Dibad-baxyada Dorraad ayaa imanaya xilli uu Dorraad xilka iska casilay ra’iisul wasaare ku-xig eenkii ahaana wasiirkii arimaha dibadda Ethiopia Demeke Mekonnen, kaasi oo Abiy Ahmed ay saaxiib isku dhow ahaayeen ilaa iyo 2020-kii.

Waxaa la arkayay muuqaallo laga duubay kooxaha kacdoonka oo isku soo baxay markii uu is casilay Mr. Demeke, kuwaas oo raasaas ridaya.

Maamulka iyo Jabhadda Amxaarada ayaa horay bayaan ay u soo saareen waxay uga soo horjeesteen dhaqanka qaras iska tuurnimada ah ee Abiy Ahmed uu isku dayayo inuu ku maaweeliyo shacabka Itoobiya ee hadda diidan xukunkiisa.

Sidoo kale bulshada Amxaaradu waxay dowl addooda u sheegeen in ay lama taabtaan tahay ixti raamka darisnimo oo saldhig u ah nabadge lyada iyo horumarka shacabka labada dal. Ethio pia ayaa waxaa xilligaan ka taagan dagaalo sok eeye oo qowmiyado ku saleysan, kuwaasi oo kha tar ku ah amniga dalkaasi iyo kan gobolka intaba.

Is-casilaada Mekonnen ayaa sidoo kale imaanaysa xilli ay meel xasaasi ah mareyso xiis adda Ethiopia iyo Soomaaliya ee salka ku haysa heshiiskii Addis Ababa, ayna Soomaa liya uga adkaatay Ethiopia dhanka diblumaasiS yadda iyo taageerada caalamiga


WADAAD KU BAAQAY IN MADAXA DHAGAX LOO GA DHUFTO ABIY AXMED OO DACWAD LAGU SOO OOGAY

Wadaad caan ka ah dalka Itoobiya ayaa lagu soo oogay dacwad, ka dib markii uu si kulul u eedeeyay hab-dhaqanka qalafsan ee Ra’isul Wasaaraha dal ka Itoobiya Abiy Axmed kuna baaqay in la weeraro.

Abuna Lukas, oo ah hogg aamiyaha kaniisadda Orthod ox-ka, ayaa sheegay in Abiy Axmed dalka Itoobiya ku xukumayo awoodo sheyd aan , waxa uuna ku baaqay in la weer aro oo mada xa dhagxaan looga dhufto.

Ninkan ayaa hadalkan ka jeediyay dalka Marey kanka uu joogo, waxa uu sidoo kale cambaareeyay awoodaha xad dhaafka ah ay adeegsanayaan ciidamada Itoobiya ee ku aadan weerarada dhinaca cirka ah ay fulinay aan.

Dacwad oogayaasha Itoobiya ayaana dacwad ku soo oogay wadaadkan maqanaha ah, lamana oga in xukun lagu ridi doono hogga amiyaha kaniisadda Orthodox-ka isaga oo ka maqan dalka Itoobiya.

Safiirka Itoobiya oo difaacay heshiiskii badda kadib markii uu dalka ka baxay

Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya Amb. Mukhtaar Maxamed Waare ayaa taageeray xad-gudubka ay xukuumadda Abiy Axmed kula kacday Soomaaliya Danjire Mu khtaar oo hadda ku sugan dalk iisa kadib markii uu si iskiis ah uga baxay magaalada Muqdisho ayaa wareysi uu siiyay wakaala dda ENA waxa uu ku sheegay in Somaliland ay tahay cidda ugu mudan ee laga la xaajoon karayay heshiiska badda.

"Heshiiska aan la galnay Somaliland waa mid taariikhi ah oo xaqiijinaya dammaanadda dhaqaale iyo amni ee Itoobiya,” ayuu yiri Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya.

"Malihi way habboonaan lahayd, haddii heshiis kaas qudhiisa aan la geli lahayn Soom aaliya. Had dii aan Soomaaliya la heshiinno oo aan Somaliland dhul weyddiisan no, nama ay siiseen. Maxaa yeelay waxa ay isku arkaan dal madax bannaan, sidaas da rteed waa xaqiiqo jirta oo in la isticmaalo ay tahay.”

Sidoo kale wuxuu wareysigaaan uu siiyay wakaaladda wararka dalkiisa ee ENA ku sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay meeshii ugu liidatay amni ahaan ee uu kasoo shaqeeyay, islamarkaana aad ku dareemayn nafis amni, sida uu hadalka u dhigay.

"Anigu meesha aan ku dhashay, meesha aan ku koray iyo meelaha aan ka soo shaqeeyayba Soom aaliya waa goobta ugu dhibaatada badan. Ma ahan meel sidii aad doonto aad u dhaq-dhaqaaqi karto oo ma socon kartid ilaalo la’aan oo waxaad ku soconay saa gaari aanay xabbdu karin. Daqiiqad walba waxa aad halis u tahay in lagu qarxiyo. Waa meel xaaladd eeda amnigu ay aad u liidato halka aan ku shaqe eyo,” ayuu yiri Danjire Mukhtaar Maxamed Waare.

Waxa uu intaas kusii daray "Soomaaliya dadka shacabka ah waa wanaagsan yihiin, laakiin xaalad da amnigu waa mid aad u dhib badan. Laakiin Ilaah ay ayaa mahad leh. Weli dhibaato ima haleelin, in aanay i haleelinna waan rajaynayaa. Waase waajib qaran oo dalkaaga u hurtay, haddii ay dhib ku soo gaadho.”

Ugu dambeyntiina wuxuu tilmaamay in ciidamo Itoobiyaan ah ay u dhimanayaan nabad-galyada So omaaliya, islamarkaana uu ka naf jecleysi badneyn kuwaasi, uuna diyaar u yahay in xaaladda noocaas ah uu kusii shaqeeyo, sida uu hadalka uu dhigay. "Geesiyaasheennu maalin walba nabad-galyada So omaaliya ayay u dhimanayaan. Aniga naftayduna qaranka kama weyna. Dhibaato kastana diyaar ayaan u ahay.”Marka laga imaado sida uu Safiirka Itoobiya u dhigay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, waxaa xaqiiqo ah in amniga caasimada uu si weyn u soo reysanayo bilihii dambe, ayna shacabka dar eemayaan xasilooni amni, oo ay ka reysteen arbu shaadii iyo falalkii amni darro ee argagixisada.

Xigasho:-Caasimadda.Net

Kenya oo heshay keydkii ugu horreeyay ee macdanta qaaliga ah ee loo yaqaan Coltan

Dowladda Kenya ayaa heshay keydkii ugu horr eeyay ee macdanta qaaliga ah ee Coltan, waxa ay na tani u tahay dowladda Kenya guul weyn , iyadoona wax badan ka faa’iidi doonto macdantan.

Macdantan naadirka ah ee laga helay dalka Kenya ayaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo baytariyada baabuurta korontada ku shaqeeya, telefoonnada gacanta iyo qalabyada kale ee elegtarooniga ah.

Wasiirka Macdanta, Dhaqaalaha Buluugga ah iyo Arrimaha Badaha ee Kenya Salim Mvurya ayaa Arbacadii sheegay in helida macdantan qaaliga ah ay la macno tahay hadda in rajadaas ay rasmi noq otay oo Kenya ay leedahay kaydka Coltan.

Kaydka macdanta Coltan ayaa laga helay lix go bol oo katirsan dalka Kenya , balse ilaa hadda lama ogaan karo qiimaheeda inta uu la egyahay, waxa ayna saraakiisha wasaaradda Macdanta sheegeen in baaris lagu wado macdantan iyo qiimaheeda.

.Israel oo duqeysey xarunta Q/Midoobay ee Khan Younis, ka dibna inkirtay

Tirada dadka la dilay ka dib markii la duqeeyay xarun Qaramada Midoobay ku leedahay Khan You nis ayaa kor u dhaaftay 12 qof sida uu sheegay agaasimaha heyadda UNRWA Thomas White oo bayaan uu soo saaray.

Ugu yaraan 75 kale ayaa ku dhaawacmay, 15 ka mid ah ayaa xaaladoodu liidataa, ayuu yiri White.

Qayb ka mid ah xarunta tababarka ee UNRWA, oo martigelinaysay kumannaan qof, ayaa lagu gara acay laba madfac oo sababay dab qabsaday, ayuu yidhi White.

Shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa ku guule ystay inay gaaraan goobta, galbeedka Khan Younis, ka dib markii loo diiday dhowr jeer, ayuu yiri White.

"Weerarada joogtada ah ee lagu hayo goobaha rayidka ee Khan Younis waa wax aan la aqbali karin oo waa in si degdeg ah loo joojiyo,” ayuu yiri White.

Ciidamada Israel ayaa meesha ka saaray in weerar cirka ah ama madaafiic ku garaaceen xar unta Qaramada Midoobay, sida lagu sheegay baya an ka soo baxay.

"Kadib markii la baaray nidaamyadayada hawlg allada, IDF waxa ay hadda meesha ka saartay in shilkani uu ka dhashay duqeyn cirka ah ama mada afiicdeena ,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Isreal ayaa sheegtay in dib u eegis dhamey stiran lagu sameynayo howlgallada ciidamada ee agagaar ka goobaha rayidka,” iyadoo raacisay in la baarayo suurtagalnimada in weerarka uu ka dhashay rasa asta Xamaas.

Toddobaadkii la soo dhaafay, Israel waxay xooji say duullaanka ay ku hayso Khan Younis, halkaa soo hoy u ah dadka rayidka ah ee barokacay iyo shaqaalaha caafimaadka..

Ku dhowaad boqol qof oo ku dhintay god dah abka laga qodo oo ku dumay

Ugu yaraan 70 qof ayaa dhimatay ka dib markii uu ku soo dumay god laga qodo dahab ka dalka Ma li, sida ay saraakiishu shee geen.

Tunnelka ayaa ku dumay goob ku taal koonfurta-galbeed ee gobolka Koulikoro tirada dhimashada ayaana laga cabsi qabaa iney siyaado.

"Dhulku wuxuu bilaabay inuu gariiro,” Oum ar Sidibe, oo ah sarkaal maxalli ah oo ka sha qeeya macdanta dahabka ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP. Mr Sidibe ayaa yiri: "godka wax aa ku sug naa in ka badan 200 oo dahab-qodoyaal ah, baaritaankii hadda wuu dhammaaday, waxaan helnay 73 qof oo meyd ah.”

Afhayeenka wasaaradda macdanta Baye Coulib aly ayaa u sheegay wakaaladda wara rka ee Reut ers in dhimashadu ay ku dhow dahay 100 qof.

Dowladda Mali ayaa bulshooyinka ku nool agag aarka goobaha macdanta ka codsatay inay u hogg aansamaan shuruudaha badbaada da oo ay ka shaqeeyaan kaliya meelaha loo qoondeeyay in dahabka laga qodo.

Geed in ka badan 125-sanno Maxbuus ku ah Pakista iyo Sababta loo xiray (Sawirro)

Geed maxbuuska ah ee ku yaalla Peshawar dalka Pakistan, wuxuu xiran yahay taniyo sannadkii 1899. Sarkaal Britain ah ayaa ku ciqaabay

silsiladaha ku xiran sabab uu ku sheegay inuu ka sikaday halkii uu taagnaa.

Sarkaalkaas wuu cabsanaa waxaana la oran jiray James Squid. Waxaana dhacdadaas kasoo wa reegtay 125 sannadood. Maadama uu ka dhacsa naa, khamrada ayaa ka tustay in geedku doonayo inuu ka baxsado oo uu xadka ka tallaabayo.

Cidna iskuma dayin inay silsiladaha ka furto. Wa xaana geedkani taniyo berigaas uu goob dalxiis u noqdo dadka deegaanka oo sannad walba qaabila.

"Waxaan ahay maxbuus – sarkaal cabsan oo British ah oo moodayay inaan baxsad ka ahay halka aan ku taagnaa ayaa igu xirxiray silsildahan. Taniyo markaasna waan jeebeysn ahay.” — ayaa ku qoran loox saaran dushiisa.

Si kasta oo ay tahayba, Geedkan wuxuu hadda ka mid noqday ilaha dhaqaaluhu kaga soo xerood aan dadka Peshawar ku nool.

Mareykanka oo sheegay inuusan xumaan doo nin xiriirka ay leeyihiin Koonfur Afrika

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inaanu waxba iska bedeli doonin xiriirka kala dhaxeeya Ko onfur Afrika, inkastoo ay Israel ka soo gudbisay dac wad ah in ay xasuuq ka gaysatay Marinka Gaza. Mareykanka aya a bilowgii bishan ka codsaday Koo nfur Afrika in ay ka laabato dacwad da ka dhanka ah Israel ee ay u gudbisay Maxkaa mdda Caddaaladda Caalam iga ah, inkastoo ay Koo nfur Afrika iska diiday.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Ant ony Blinken oo socdaal ku maraya afar dal oo Afrika ah ayaa sheegay in xiriirka Washin gton iyo Pretoria uu yahay mid ballaaran oo muhiim ah.

"Koonfur Afrika waxaan leenahay xiriir aad mu hiim u ah, waana xiriir ballaaran oo qoto dheer oo daboolayo arrimo badan.” Ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa yiri "Marka aan isku qabano hal arrin oo gaar ah, ma ahan wax ka badan shaqada muhiimka ah ee aan wadaagno.”

Blinken ayaa Koonfur Afrika ku gacan-seyray eedeymaheeda ah in Israel ay xasuuq ka gaysatay Gaza.Israel ayaa horaan Koonfur Afrika ku eed ey say in ay dhanka sharciga ku difaaceyso Xama as, balse Koonfur Afrika ayaa sheegtay in Israel ay tahay in caddaaladda ay wajahdo, sababo ku aadd an dhiig ga ay gacmaha kula jirto. Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah ayaa lagu wadaa in Dorraad ay soo saarto go’aan horu dhac u ah dacw adda ay Pretoria ka keentay Tel Aviv.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip