HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA JANNAAYO 2024-KA

0
Wednesday January 24, 2024 - 08:14:16 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA JANNAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan mira dhal ah la qaatay amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa muud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiir ka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin Xamad Al Thaani oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, iyo weliba xaaladda gobolka geeska Afrika.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dul istaagay iskaashiga iyo xiriirka taabbo-galka ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qat ar ayaa uga mahad celiyey Amiir Tamiim Binu Xamad Al Thaani iyo Xukumadda dalkaas go’a anka walaalnimada ah ee ay ku garab istaag een midnimada iyo madaxbannaanida Jam huuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sa fka hore kaga jira dalalka walaalaha ah ee mowqifka cad ka qaatay faro-gelinta Itoobiya ay ku sameysay gobanimada Soom aaliya.

Amiirka dalka Qatar ayaa la wadaagay madaxweynaha taageerada iyo garab istaagga ay u hayaan dowladnimada, midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, isagoo tilmaa may khatarta ay leedahay in Geeska Afrika iyo Badda Cas laga abuuro degenaan sho la’aan saameysa xasilloonida dalalka iyo wada noola anshaha shucuubta gobolka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa saddexdii toddobaad ee ugu dambeeyay waxaa uu ku guda jiray dadaalo diblomaasiya deed oo lagu xaqiijinayo ilaalinta qaranimada dalka iyo in la adkeeyo amniga gobolka, kadib markii dowladda Ethiopia ay heshiis sharci darro ah la gashey maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaare Xamse oo Gudoomiyay Shir looga hadlayay la dagaalanka Alshabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xam sa Cabdi Barre ayaa Shalay guddoomiyay kulan muhiim ah oo uu isugu yeeray madaxda hey’adaha amniga iyo difaaca Qaranka kaasi oo looga hadlayay xaaladda guud ee amniga, la dagaalanaka Alshabaab iyo difaaca dalka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo warbixinno ka dhageystay Wasaaradda Amniga, Taliyeyaa sha Ciidamada Qalabka Sida iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa tilmaamay in Xukuum adda DanQaran ay ahmiyad gaar ah u leedah ay sugidda amniga guud ee dalka, dib u xore ynta iyo xaqiijinta difaaca qaranka ee halis kas ta oo ka imaan karta gudaha iyo dibedd aba.

Kulanka ayaa waxa ka qaybgalay Ku

simaha Wasiirka, ahna Wasiiru Dowlaha

Wasa aradda Amniga Gudaha, Md. Maxamed

Cali Xagaa, Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka,

Jene raal Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin Cad oow, Taliyaha Ciidanka Booliiska Sulub Axm ed Firin, Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo

Nabads ugidda Qaranka Mahad Maxamed

Salaad iyo Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaas adda Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye.

Xasan Sheekh ”Kuma talo jirno inaan la da gaallanno Itoobiya haddaan nalagu khas bin

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xas an Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Soo maaliya aysan ku talo jirin inay la dagaall anto Itoobiya, balse haddii ay wax iska beddel aan uu waddankiisu jawaab ka heli doono.

Madaxweynaha oo u warramayay warb aahinta Al-Carabiya xilli uu ku su gnaa maga alada Qaahira ayaa intaasi ku da ray in dowlad diisu aysan u qorsheysnayn dag aal ay la ga sho Itoobiya,balse haddii ay wax is ka bedde laan xaaladdu uu waddankiisu jaw aab bixin doono.

Madaxweynaha ayaa intaasi ku dar ay in haddii ay Itoobiya joojin waydo tallaabooyinka waallida ah ee ay qaadayso ay iyaguna cid walba weydiisan doonaan taageero gaar ahaa n dowladda Masar. Madaxweynaha JFS Md. Xasan She ekh Maxamuud ayaa sheegay mar kale in he shiis ku sheegga ay wada gaareen ma da xda Maamulka Soomaaliland iyo dowl adda Itoobiya uu fursad siinayo khawaarijta.

Madaxweynaha Qaranka mudane Xasan Sheekh ayaa xusay in Soomaaliya iyo Itoobiya ay leeyihiin Taariikh ku suntan colaad iyo daga allo balse ay Soomaaliya boggaasi iska laabt ay, iyadoo go’aansatay in ay waddamada gob olka kula noolaato nabad.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadal kii sa ku soo gaba gabeeyay in Itoobiya aysan do onayn oo keliya badda balse ay doonayso in ay ku darsato dhulka Soomaaliyeed, taasina aysan dhici doonin.xigasho:-caasimadda.net

Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo tababar usoo xiray saraakiil cusub

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xas

an Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan dal ka Qatar ayaa isaga iyo Amiirka dalkaasi Amiir Tamiim Binu Xamad waxay si wadajir ah tab abar ugu soo xireen saraakiil ka tirsan ciidana da cirka ee dalalka Soomaaliya, Qatar iyo Urd un. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa iskala qayb-galay munaasabad ay ku qalanjabinaye en saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee dal alka Soomaaliya, Qatar iyo Urdun, taas oo ka dhacday magaalada Dooxa, waxaana goobjoo ga wasiiro ka tirsan labada dowladood.

Waxaa xusid mudan in ciidanka saddexda dal oo qaatay tababar dhanka Taakuleynta Cii danka Cirka ah uu kaalinta koowaad u galay Cabdullaahi Xuseen Xasan oo ka mid ah Hal yeeyada Ciidamada Qalabka Sida ee Soo maaliya. Intaas kadib Madaxweyne Xasan She ekh ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay kawada hadleen xiriirka 2ada dal & xaaladda gobolka.

B/2aad

Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyay Am iirka sida ay u garab taagan yihiin dowlad da iyo shacabka Soomaaliyeed oo xilligan la daala dhacaya dhibaatooyin kala duwan.

Waxaa kale oo uu dul istaagay iskaashiga iyo xiriirka taabbo-galka ah ee ka dhaxeeya So omaaliya iyo Qatar, isaga uga mahad celi yey Amiir Tamiim Binu Xamad iyo Xukumadda dalk aas go’aanka walaalnimada ah ee ay ku garab istaageen midnimada iyo madaxbannaa nida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iya goo safka hore kaga jira dalalka walaalaha ah ee mowqifka cad ka qaatay faro-gelinta Itoo b iya ay ku sameysay gobanimada Soomaaliya.

Dhankiisa Amiir Tamiim Binu Xamad ayaa la wadaagay madaxweynaha taageerada iyo garab istaagga ay u hayaan dowladnimada, midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya.

Sidoo kale tilmaamay khatarta ay leedahay in Geeska Afrika iyo Badda Cas laga abuuro degenaansho la’aan saameysa xasilloonida dalalka&wada nolaanshaha shucubta Gobolka.

Qatar ayaa kamid ah dowladaha Carbeed ee sida u dhow ula shaqeeya dowladda federaal ka, waxayna taageero mashaariicyo kala duw an ka fulisaa gudaha dalka.

Maxamed Yaxya oo Soomaaliya u dhashay oo loo magacaabay Xiriiriyaha Q/Midoobay ee Pakistan

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Maxa med Yaxya inuu noqdo Xiriiriyaha Qaramada Midoobay ee Pakistan, iyadoo ay ogolaatay dowladda martida loo yahay ee Pakistan.

Yaxye waxa uu xilka la wareegay 21-kii Janaayo, wa xaana uu sidoo kale noqon doo naa isku duwaha arrima ha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay ee dalkaas.

Maxamed Yaxya oo Soomaaliya u dhashay ayaa in ka badan 20 sano oo waayo-aragnimo ah u leh horumarinta iyo nabadaynta. Kahor magacaabistiisa, waxa uu ahaa Wakiilka Barn aamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ee Nigeria, isagoo mid ka mid ah hay 'adaha UNDP ee qaaradda Afrika.

Waxa uu ka soo shaqeeyay Isuduwaha Bar naamijka Gobolka Afrika ee UNDP ee fadhig eedu yahay Addis Ababa, halkaas oo uu mas'u ul ka ahaa dadaallada horumarineed ee gobo lka ee lagu taageerayo Midowga Afrika iyo Uru rada Dhaqaalaha Gobolka ee Afrika.

Markii hore, Maxamed Yaxya waxa uu UNDP u soo qabtay xilal ka soo kabashada col aadaha ka dib, isaga oo taageerayay howlg alka Q/Midoobay ee Afgaanistaan iyo Laybeer iya, iyo sidoo kale isku duwaha qorshaha wad ajirka ee Qaramada Midoobay ay ka samaysay maareynta kheyraadka dabiiciga ah.

Kahor inta uusan ku biirin UN-ka, waxa uu u shaqeeyay sidii lataliye sare oo dhanka dhis ida nabada ee hay'adda aan dowliga ahayn.


Xukuumadda Soomaaliya oo Odayaasha Isaaq kala hadashay xadgudunka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Md. Axmed Mac allim Fiqi oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Was aaradda Arrimaha Guda ha

XFS Xildhibaan Saada ad Caliyow ayaa Shalay xarunta Wasaaradda kul an wadatashi ah oo looga arrinanayo damaca gurracan ee Itoobiya ku dooneyso dhulka Soo maaliyeed kula yeeshay Salaadiinta, Cuqa asha iyo odeyaasha dhaqanka ee beesha reer Sheekh Isxaaq ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Sadaad Caliyow oo madasha ka hadlay ayaa faahfaahiyay kaalinta odeyaasha dhaqanka ee xiisadda isaga oo intaa raaciyay in kulankan uu yahay in la iska wareysto dhulka uu Muuse Biixi doonayo inuu xaqdarro kusiiyo Itoobiya.

Dhankooda, Salaadiinta iyo Cuqaasha reer Sheekh Isxaaq ee Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya oo hadallo soo jeediyay ayaa muujiyay dareenkoodu ku aaddan sida ay uga soo horjeedaan damaca gurracan ee Itoobiya ay ku damacday dhulka iyo badda Soomaa liyeed, ayna ka go’antahay difaaca dalka. Talla abada Abiy Axmed iyo Muuse Biixina ay tahay mid gardarro ah, iyaga oo umadda Soomaaliy eed ee Koonfurta iyo Waqooyo ugu baaqay in ay kacaan, iskuna diyaariyaan difaaca dhulka iyo badda Soomaaliyeed.

Cuqaasha iyo Salaadiinta beesha reer She ekh Isxaaq ayaa sidoo kale kulanka ka sheeg ay in ay lama taabtaan tahay Midnimada Umm adda Soomaaliyeed, iyaga oo carabka ku dhuft ay in masiirka umadda uu mid yahay tan iyo 1960-kii, waajibna tahay ilaalinta bedqabka dhul iyo dad ahaaneed ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axm ed Macallin Fiqi ayaa khudbadiisa u mahad ce liyay baraarugga odeyaasha dhaqanka reer Sheekh Isxaaq, isaga oo intaa raaciyay in dhaqanka la ciirsado marka xaala dahan oo ka le ay jiraan, ayna yihiin lagama maarmaan. Wa siirka ayaa boggaadiyay shacabka ku sugan Somaliland ee difaacay dhulkooda iyo mas’uu liyiinta ka tirsanaa maamulka Muuse Biixi ee xukuumadda uga baxay dhulka Soom aaliyeed ee uu Itoobiya u saxiixay darteed,

Md. Axmed Macallin Fiai, Wasiirka Arrima ha Gudaha ee Soomaaliya ayaa adke eyay mowqifka taariikhiga ah Dowladda Fede raalka ah ee ilaalinta guud ahaan dhulka Soom aaliye ed, isaga oo u xaqiijyay odeyaasha reer Sh. Isxaaq iyo shacabka ku sugan Somali land ee jecel dhulkooda, kana horyimid dam aca Ito obiya, in ay Dowladda Soomaaliyeed la garabt aagantahay "Hiil iyo Hoo”.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo si

kulul uga horymid wax ka badalka

Dastuurka

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlama anka Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid qorshe ay sheegeen in maalinta berri ah lagu doonayo iney labada Gole ee Baarl am aanka ku ansixiyaan wax ka badalka Dastuur ka. Xildhibaanada oo qaarkood arinkaasi ka shiray ayaa uga digay madaxda dowladda fed araalka in xiligaan ay qaadaan talaabooyin aan loo baahneen, waxaana shirka Xildhibaa nada kadib warbaahinta la hadlay Xildhibaan Maxa med Ibrahin Macalimu.

"Kulanka berito labada aqal loo balamiyay waxaan ku baaqeyna inaan dalka loo horsee din kala qeybtiisa, maadama shacabka ay ha da meel uga soo wada jeedaan qadiyada iyo difaaca dalka, looma bahna in Datsuurka wax ka badal lagu sameeyo waqtigaan oo dalka me el xasaasi ah marayo, wax walba oo caqabad ah oo dalka ku yimaada masuuliyad iisa waxaa qaado doona madaxda dowladda" ayuu yiri Xil dhibaan Maxamed Ibrahin Maca limu.

Shirka wadatashi ee Xildhibaanadaan Shalay ay yeesheen ayaa kusoo beegmaya, iyadoo Xildhibaanada labada Aqal Shalay loo diray fariimo ku aadan iney si wadajir ah u soo xaadiraan beri Subax fadhi labada aqal ku yeelanayaan xarunta Villa Hargeysa.

"Xildhibaanada sharafta leh berri oo Arb aco ah, taariikhduna tahay 24.01.2024, waxaa jira kulan labada aqal ee Baarlamaanka Jam huuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ajendaha akhrinta 3aad iyo u codeynta habraaca ansix inta wax ka beddalka Dastuurka” ayaa lagu yiri farriinta loo diray Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Arinta la xariirta wax ka badalka Dastuurka ayaa waxaa sidoo kale si weyn uga horyimid qaar ka mid ah madaxdii hore ee dalka iyo si yaasiyiin kale, kuwaas oo madaxda sare ee dowladda ugu baaqay ineysan qaadin talaabo kala fogeyn karta midninada dadka Soomaa liyeed.

Madaxweyne hore Shariif Sh. Axmed oo baaq ka soo saaray Colaadda ka Taagan Sh/Dhexe Madaxweynihii hore ee Sooma aliya Shariif Sheekh Ax med ayaa baaq nababeed u diray Beelaha ku dagaalamay degaanka Calaag oo ka mid ah degaannada hoosta.

ga degmada Ceel baraf ee gobo lka Shab eelada Dhexe

Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Face Book Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ayaa u qornaa sidaan:

B/3aad

Waxaan ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaannada sooh dinta Sh/dhexe iyo Hiiraan inay joojiyaan daga alka soo cusboonaaday maalmihi la soo dhaa fay.

Hay’adaha Amniga iyo wax garadka deeg

aanka waa inay kala dhex galaan dadka wala

alaha ah ee is dilaya si looga fogaado colaad iyo daadinta dhiigga dadka ehelka ah.

Ugu dambayntii waxaan rajeynayaa dadka walaalaha ah in ay ilaaliyaan daris wanaagga iyo wada noolaashaha, Ilaahayna uga baqaan daadinta dhiigga qof Muslim ah.

W/Cadaaladda oo guddoomiyey kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca cadaaladda & Asluubta

Wasiirka wasaaradda caddaal adda iyo arr imaha Dastuurka do wladda FS ayaa shir gudd oomiy ay kulanka ansixinta qorshe-sann adee dka mashruuca cadaaladda iyo

Asluubta, oo ay ka soo qeybgaleen wasiirrada caddaaladda

iyo agaasimeyaasha wasaaradaha cad aalad da dowlad goboleedyada dalka, hay’a daha garsoorka dalka, deeq-bixiyeyaasha, khu bara da farsamo iyo saraakiisha mashruuca u qeys an iyo saaxiibbada caalamka.

Mashruucan ayaa diiradda lagu saarayaa dardargalinta dastuuraynta heshiiska siyaasa deed hannaanka garsoorka iyo Asluubta.

Wasiirka aya uga mahadceliyay saaxiibb ada caalamka taageeradooda, sidoo kalena carr abka ku adkeeyay sida ay uga go’antahay xuk uumadda FS daadajinta hannaanka gars oorka si dhamaan muwaadiniinta loo gaars iiyo ade egyada cadaaladda, gaar ahaan deegaann ada dhawaan khawaarijta laga xoreeyay.

Taliska Booliska oo farriin u diray taageer ayaasha xulalka Galmudug iyo Banaadir ee garoonka imaanaya

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ay aa sheegay in intii ay socotay cayaartii Hir sha beelle iyo Jubbaland iyo ka dib sababo nab ad galyada guud la xiriirta loo qabtay lana xiray tiro dad ah oo amniga iyo badqabka agabka ga roonka wax u dhimay, dhawaana maxkam ad la horkeeni doono.

Taliska ayaa faray, Taageerayaasha Ciy aarta Berri dhex mari doonta xulalka Galmu dug iyo Banaadir in ay u hoggaansamaan, una dhaga-nuglaadaan faritaanada Hay’adaha Amaanka ee hab-raaca gelista garoonka loo dajiyay.

Si gaar ah Ciidanka aan goobta ku howl lahayn, in aysan la imaan karin hub, lana kala safan karin taageeraayaasha, cidii lagu helaa waxay wajihi doontaa maxkamadda Awooda u leh ayaa lagu yiri warka Taliska ka soo baxay.

Xasan Kheyre oo ka digay isku day halis ah oo ay wado madaxtooyada Soomaaliya

Ra’isul Wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka digay isku day ay wado madaxtooyada Soomaaliya, kaa oo la doonayo in wax looga bedelo Dast uurka KMG ee dalka u degsan.

Qoraal uu soo saaray Xa san Cali Kheyre ayuu u ga digay halista ku gedda aman isku dayMadaxtooy adu ku doonayso in ay ku beddesho Dastuurka dalka, iyadoo aan loo marin habraaca uu qeexayo cutubka 15-aad ee Dast uurka.

Kheyre ayaa sheegay in isku daygan Das tuurka dalka wax looga bedelayo uu yahay tallaabo khatar ku ah xasilloonida dalka iyo wa dajirka ummadda,waxa uuna xusay in arrin tan ay Soomaaliya u horseedi karto khilaaf hor leh iyo hubanti la’aan siyaasadeed.

”Waxaan ka digayaa halista ku geedaaman isku-dayga ay Madaxtooyadu ku doonayso in ay ku beddesho Dastuurka Dalka iyadoo aan loo marin habraaca uu qeexayo Cutubka 15a ad ee Dastuurka. Waa tallaabo khatar ku ah xasilloonida Dalka iyo wadajirka ummadda, So omaaliyana u horseedi karta khilaaf hor leh iyo hubanti la’aan siyaasadeed” ayuu yiri Kheyre.

Xasan Kheyre ayaa ugu baaqay madaxda dalka in ay ka fogaadaan wax kasta oo kala dhantaali kara wadajirka iyo dareen-wadareed ka Ummadda, waxa uu sidoo kale ugu baaqay xildhibaanada labada Aqal in ay ilaaliyaan ammaanka ayna diidaan arinkan.

”Waxaan Madaxda Dalka ugu baaqayaa in ay ka fogaadaan wax kasta oo kala dhantaali kara wadajirka iyo dareen-wadareedka Umma dda. Waxaan xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan ammaanada iyo masuuliyadda culus ee ay u hayaan Dalkeenna iyo dadkeenna, oo aysan lu min kalsoonida shacabka Soomaaliyeed, kana fogaadaan tallaabo kasta oo halis gelin karta mustaqbalka Dalka iyo geeddi-socodka dowlad nimada Soomaaliya” ayuu yiri Kheyre.

Hadalkan kasoo yeeray Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa imaanaya xilli beri la gu wado in xildhibaanada labada Aqal wax ka bedel ku sameeyaan Dastuurka dalka ayna me esha ka saaraan xilka Ra’isul Wasaaraha oo lagu bedelayo madaxweyne kuxigeen.

Wiil kamid ahaa ardaydii kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Dugsiga sare oo lagu dilay..

Nin hubeysan ayaa Habeen hore degmada Yaqsh iid ee gobolka Banaadir ku dilay wiil dhallin yaro ah oo kamid ahaa ar dadydii sannadkii hore kaa lmaha hore ka gal ay imtixa anka shahaa diga ee dugs iga sare.

Hanad Cali Xuseen oo ahaa ardaygii galay kaalinta 7-aad ee imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare sanandkii 2023-kii ayaa Habeen hore lagu dilay degmada Yaqshiid, waxaana dilay nin la sheegay in uu kamid ahaa dadka deeg aanka. Wiilkan ayaa la sheegay in la dilay xilli uu kasoo baxay garoonka kubadda cagta lagu ciyaaro oo kuyaalla degmada Yaqshiid, waxaa na goobta si deg deg ah uga baxsaday gacan lkudhiiglihii ka dambeeyay dilka.

Ehelada wiilkan la dilay ayaa sheegay in uu Hanad isku diyaarinayay in jaamacad u aado dalka Ruushka, waxa ayna xuseen in wiilkan uu hadda ku jiray diyaargarogii ugu dambeey ay ee safarkiisa waxbarasho.

Hooyada dhashay wiilkan la dilay iyo xub naha kale ee qoyskiisa ayaa ka dalbaday laam aha ammaanka in ay gacanta kusoo dhigaan ninkii nolosha u aqoonsaday wiilkooda, waxa ayna sheegeen in aysan Hanad aasi doonin ilaa ay caddaalad ka helaan.

Maleeshiyaad hubeysan oo Shalay dilay Aabe iyo Wiilkiisa iyo Wararkii u dambeeyay

Maleeshiyaad hubeysan oo la sheegay in ay kasoo jeedaan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa Shalay dil iyo dhaaw ac u geestay qoys shacab ah oo deganaa tuu lo hoostagta degmada Xeraale.

Sida aan wararka ku helnay maleeshiyaad ka hubeysan ayaa weeraray guri kuyaalla tuu lada Xanantuur, waxa ayna halkaasi ku dile en aabe iyo wiilkiisa ,halka ay dhaawac gaarsi iye en hooyadii qoyskaasi.

Maleeshiyaadkii dilka iyo dhaawaca u gees tay qoyska shacabka ahaa ayaa la sheegay in ay goobta isaga tageen, waxaana qoyskan di lka iyo dhaawac loo geestay la tilmaamay in ay kasoo jeedaan magaalada Cadaado.

Dilalka salka ku haya aanooyinka qabiil ay aa maalmahan kusoo badanaya deegaann ada maamulka Galmudug, waxaana Habeen hore oo u dambeysay duleedka magaalada Dhuusomare eb aano qabiil darteed loogu dilay afar nin oo xoolo dhaqato ahaa.

Maamulka Galmudug uu hoggaamiyo mad axweyne Qoor Qoor ayaana ku guul dare estay in ay wax ka qabtaan xal waarana u hela an dilalka ku saleysan aanooyinka qabiil ee ku soo noq noqda deegaannada maamulkaasi ka taliyo

FAHAD YAASIIN oo ugu dambeyn Shalay kusoo biiray baraha bulshada + Sababta

Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranke ee (NISA), iyo agaasimihii madaxtooyada, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Shalay sameystay ciwaan cusub oo baraha bulshada ah.

Fahad Yaasiin oo qoraal ko oban soo saaray ayaa ku shee gay inuu ciwaan gaar ah ku yeeshay barta X Twitter, kaasi oo gacanka aqoonsigiisu yah ay @FahadBinYasin

Qoraalkiisa wuxuu ku sheegay in hadda ka dib uu fariimihiisa iyo aragtidiisa siyaasade ed uu Ummadda Soomaaliyeed kula wadaagi doo no bartiisa cusub X Twitter.

Sababta waxa uu ku sheegay in dalka uu ku jiro xaalad adag oo aan laga aamusi karin, taas oo ku aadan madax banaanida dalka oo uu tilmaamay in lagu soo xadgudbay.

B/4aad

Sidoo kale wuxuu kusii daray in saaxibo badan ay kula taliyeen inuu furto ciwaankan, si uu uga soo muuqdo fagaarayaasha siyaas adda. "Keddib markii aan arkay xaaladda dalku marayo oo ah mid aan laga aamusi karin oo madaxbannaanideena lagu soo xadgudbay, saaxiibo kala duwanna ay igula taliyeen inaan sameysto bar aan fariimaha kusoo gudbiyo, waxaan guddoonsaday inaan yeesho cinwaa nkan oo noqonayo kan rasmiga ah ii imatala,” ayuu ku yiri warsaxaafadeedka.

Dhanka kale waxa uu tilmaamay inay jira an dad kale oo isugu jiro Soomaali iyo ajaaniib oo magaciisa ku sameystay ciwaano fara bad an, uuna ka digayo arrintaasi.

"Cinwaan kasta oo kale oo magacayga xan baarsan, waa mid ay si iskood ah u furteen xar iifiin gacmo shisheeye ama masaakiin maciin biday iney beenta ka macaashaan,” ayuu mar kale yiri Fahad Yaasiin.

Ninkan oo caan ku ahaa inuu is qariyo, islamarkaana kasoo muuqan warbaahinta, baraha bulshada iyo shirarka ayaa u muuqdo inuu haatan kasoo baxay daaha gaashadiisa, si uu uga soo muuqdo fagaraayaasha siya adda.

Tallaabada uu Shalay qaaday ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah Soomaaliyna ay ka taa gan tahay xiisadda Badda ee Itoobiya iyo dood kale oo ka dhalatay qorshaha Villa Soom aaliya ee wax ka beddalka Dastuurka. Xigasho:-caasimadda.net

4 Qof oo Habeen hore lagu dileen Duleedka Dhu usomareeb iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Kooxo maleeshiyaad hubeysan ayaa Hab een hore deegaanka Faragow oo hoostaga ma gaalada Dhuusomareeb ee caasimadda ma amulka Galmudug waxa ay ku dileen afar nin oo xoolo dhaqato ahaa.

Sida aan wararka ku helnay maleeshiyaad ka hubeysan oo ka yimid deegaanno hoostaga Ceelgaras ayaa la sheegay in hal goob ku dile en afarta nin oo deegaan ahaan kasoo jeeda beesha degta Dhuusomareeb.

Kooxdii dilka geesatay ayaa la sheegay in ay dib ugu laabteen halkii ay kasoo duulaan tageen, waxaana dilkan la tilmaamay in uu sa lka ku hayo aanooyin qabiil oo u dhaxeeya lab ada beel ee kala degta Dhuusomareeb iyo Ceelgaras.

Ciidamada ammaanka ayaa Shalay gaaray deegaanka uu ka dhacay dilka Habeen hore, waxa ayna ciidamada halkaasi ka wadaan baa rita ano ay ku ogaanayaan cidda dilka ka dam beysay iyo sababta rasniga ah ee ka dambe ysa. Gobolka Galgaduud deegaanno hoostaga waxaa ka dhacay muddooyinkii lasoo dhaafay dilal salka ku haya aanooyin qabiil, taa oo dhibaato badan ku noqotay sidii looga hortagi lahaa loona xalin lahaa maamulka Galmudug

ee xaruntiisa tahay Dhuusomareeb.


Xulka Hirshabeelle oo iska xaadiriyay Finalka Tartanka Dowlad Goboleedyada & G/Banaadir

Waxaa goordhaw soo idlaatay ciyaar xiiso badan oo Shalay ku dhexmartay garoonka Ku badda Cagta Muqdisho xulalka Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Xulalka Kubadda Cagta Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa wada ciyaaray kulan ka tirsan afar dhamaadka tartanka Kubadda Cagta do wlad gobolewdyada dalka iyo G/Banaadir.

Kulanka ayaa 90-ka daqiiqo ee loogu talo galay waxa uu kusoo dhamaaday bar bar dhac ebar iyo eber ah, waxaana inta kadib labada dhinac lagu kala saaray gool ku laadyo cidii ku awood roonaado ay ugu gudbeyso Finalka tartankaan.

Xulka Kubadda Cagta Hirshabeelle ayaana ku guuleystay gool ku laadka, kadib markii shabaqa ay ku hubsadeen 5 gool ku laad hal ka Jubbaland ay shabaqa ku hubsatay 4 gool ku laad, sidaasna ay guusha ku raacday Hir shabeelle.

Hirshabeelle ayaa haatan sugeysa iney kul anka kama dambeysta ah kula tartanto xulkii maalinta berri ah guul ka gaaro kulanka darb iga ah ee u dhaxeeya Banaadir iyo Galmudug.

Tartankaan ayaa waxaa todobaadyo ka hor isaga baxay xulkii matalayay Koonfur Galbeed oo lagu weeraray gudaha Muqdisho, waxaana sidoo kale horay aanan uga soo qeyb galin tartanka maamulada Puntland iyo SSC Khaa tumo.

Qarax Khasaaro badan geestay oo ka dha cay Boosaaso iyo Faah Faahino ka soo baxay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosa aso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Shalay uu halkaasi ka dhacay qarax miino oo dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sida aan wararka ku he lnay qaraxa miino ayaa ka dhacay mehrad lagu qayilo oo kutaalla magaala da Boosaaso, halkaas ay fariisan jireen ciid amo katirs an maamulka Puntland iyo sidoo kale dad sha cab ah.

Inta la xaqiijiyay qaraxan miino waxaa ku dhintay saddex qof oo ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaa sidoo kale qaraxan ku dhaawacmay lix qof oo kale ,kuwaa oo loola cararay xarumaha caafimaadka ee Boosaaso.

Maamulka magaalada Boosaaso iyo laam aha amniga ee magaaladaasi ayaan wali ka ha dlin qaraxan iyo khasaaraha uu geestay, wax aana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray oo baaritaanno ka sameeyay ciidamo katirsan booliiska Boosaaso.

UNDP oo hay’adda maaraynta musiibooy inka kala shaqaynaysa hawlaha gurmadka

Maareeyaha xarunta Qaran ee hawlaha

gurmadka deg-degga ah ee hay’adda maa

raynta musiibooyinka mudane Xasan Cabdul

qaadir Ciise ayaa Shalay qaabilay Wafdi uu

hoggaaminayey madaxa mashaariicda hay’ adda UNDP Xafiiskeda Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa ku ballamay in ay sii ballari yaan wada shaqeeynta iyo isweyda arsiga macluumaadka, in UNDP ka tayeeyso SoDMA Tababarada Shaqaalaha xarunta qaran ee howlaha gurmadka deg degga ah.

Madaxa Mashaaricda UNDP ayaa bogg aadiyay hormarka ay Hay’ada SoDMA ku tilaa bsatay, si gaar ah waxa uu tilmaamay in N EOC ay hirgalisay hab aruurin xogaha kala duw an ee khataraha ka dhasha sida Abaa raha, Fatahaadaha, Qaraxyada, Dabka, duufa anada iyo Ayaxa, xogahaas oo si fudud loola wadaagi doono madaxda Qaranka iyo cid kasto ay khuseyso.

Sidoo kale Wafdi Hay’adda UNDP Xafiisk eda Soomaaliya ayaa soo booqday Xarunta dhexe ee SoDMA iyaga oo Xarunta Qaran ee ka Digista halis wadareedka lagu tusay nidaa myada kala duwan ee lagula socdo xaaladaha ka digista halis wadareedka.

Madaxweyne Mustafe cagjar oo ka hadlay xuska sannadguuradii 31aad ee Aasaaska Dowlad degaanka Soomaalida

Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn ka hadlay Aasaaska Dowlad degaanka Soomaa lida iyo waxa laga faa'iiday, isagoo xusay in waxa ugu horreeya ee taa laga faa'iiday ay ahayd in la isu keenay oo la isu soo ururiyo Soomaali badan oo ku kala firidhsanayd guud ahaan dalka Itoobiya, ka dibna la sameeyo Dowlad de gaan Soomaalida gaar u ah oo iyagu ismaamu layaan, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweynuhu.

Dhinaca kale waxa uu sheegay Madaxwe ynuhu in ujeedada xuskan loo qabanayo ee loo xusayo ay tahay in shaca bka degaanka Soomaalidu dib u xasuusto taariikhdii uu deg aanka Soomaalidu soomaray " Ujeeddada xus kani loo qabanayo waa in dib loo milicsado taariikhdii la soo maray, lagana barto cashiradii lagu mareeyn lahaa durruufa ha Shalay iyo wixii iman kara mustaqbalka " ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweynuhu waxa uu qoraalkiisa ku xusay in 31kii sano ee uu degaanka Soomaali du jiray ay shacabku la kulmeen xaalado kala duwan oo qaarkood aan lamahadin kuwaas oo shacabka degaanka ku reebay xanuun badan, sidaa oy tahay Madaxweynuhu waxa uu shee gay in inta badan Shacabka degaanku aysan rabin wakhti xaadirkan inay dib usoo laabato dhibaatooyin kii ay horey usoo mareen, isagoo xusay in shacabku Shalay u baahan yahay waxay Shalay haystaan wax ku sii darsadaan oo wixii hagaagsanna la sii xoojiyo, wixii aan hagaagsanaynna la hagaajiyo.

Ugu dambayn, Madaxweyne Mustafe Cag jar waxa uu farriin u diray shacabka degaanka Soomaalida, isagoo yiri " aan taageerno wixii horay inoo wadaya, aan ka fogaano wixii dib inoo celinaya ".

Sannadkii 1993dii bishii January 23keedii

B/5aad

ayay aheyd markii la yagleelay Dowlad Dega anka Soomaalida, xilligaa waxaa Madaxw eyne loo doortay Cabdullaahi Maxamed Sacdi, oo ahaa Madaxweynihii u horreeyay ee Dow lad degaanka Soomaalida, iyadoo caasimadda degaankuna ay ahayd wakhtigaa magaalada Godey, wakhti kaddib ayaa loo raray caasima dda magaalada Jigjiga oo hadda ah caasi madda Dowlad degaanka Soomaalida.

Shalay oy taariikhu tahay 23 January 2024 ayaa markii u horreysay laga xusayaa xuskan guud ahaan Dowlad degaanka Soomaalida.

maalida.

Cameroon oo laga billaabay tallaalkii ugu horreeyay dunida ee malaariyada.

Dalka Cameroon ayaa billaabay qeybinta tallaalkii ugu horreeyay adduunka ee malaari yada, tan oo ah tallaabo loogu talogalay in la gu badbaadiyo nolosha kumannaan carruur ah oo Afrika ku nool.

Tallaalkii ugu hor reeyay ayaa Shalay la siiyay gabar yar oo lagu magacaabo Dan iella oo ku sugneyd xarun caafimaad.

Dalkan Afrikada Dhexe ku yaalla ayaana noqonaya kii ugu horreeyay, ka dib markii lagu guuleystay olole tijaabo ah oo laga sameeyay dalalka Kenya, Ghana iyo Malawi.

Ururka Caafimaadka Adduunka, oo ansix iyay tallaalkan, (ayna sameysay shirkadda daw ooyinka ee Britain ka howlgasha ee GSK) ay aa ku tilmaamay in arrintan ay taariikh u tahay la dagaallanka cudurkan ay kaneecadu saba bto. Ilaa labaatan kale oo dal ayaa doo naya inay sanadkan dhexdiisa hirgeliyaan tall aalka, sida laga soo xigtay isbahaysiga tallaal ka adu unka ee, Gavi.

Soo saaridda tallaalkan ayaa qaadatay 30 sano oo baaritaan ah.

Shirkadda GSK ayaa sheegtay in keliya soo saari karto ilaa 15 milyan oo kuuro ah sana dkiiba.

Ruushka oo dalal kale kala hadlaya xaalad da Cakiran ee Qasa

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Dorraad magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay wasiir rada arrimaha dibadda ee Iran,Turkiga iyo Lub naan, ka hor kulanka golaha ammaanka ee Q/Midoobay oo Talaadada Shalay ah looga hadlayo arrimaha bariga dhexe.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruush ka ayaa sheegtay iyada oo loo sii marayo app-ka fariimaha ee Telegram Talaadadii in kulam mada labada dhinac diiradda lagu saa ray waxa ka dhacaya Marinka Gaza iyo Suu riya iyo "xaaladda kacsan” ee Badda Cas. Was aaraddu waxay sharraxday in Lavrov iyo Was iirka Arrimaha Dibedda ee Iran, Hoss ein Amir Abdollahian ay isla garteen baahida loo qabo xabbad-joojin degdeg ah oo laga sam eeyo Gaza iyo shuruudaha bixinta gargaarka bini’aa dannimo ee dadka rayidka ah. "Wala aca gu ud ayaa laga muujiyay xaaladda kacsan ee Ba

dda Cas, taasoo aad uga sii dartay,” ay

aa lagu yiri bayaanka.



MUXUU YAHAY XANUUNKA CUSUB EE LAGA BAQAYO IN SIDA CORONA UU DUNIDA KU FAAFO?


Corona

Hoggaamiyeyaasha caafimaadka warsha daha ayaa ku sugan ma gaalada Davos ee dalka Switzerland iyagoo ka wada xaajoon ayay mu hiimadda qorsheynta xanuun kale oo safmar ah oo dillaaca, waana kan loogu yeero "Cudurka X". Balse muxuu yahay xanuunkan cusub ee safmarka ah annaguna diyaar ma u nahay?

Bishii November 2022, Ururka Caafimaad ka Adduunka ayaa isu keenay in ka badan 300 oo saynisyahanno ah si ay ugu kuurgalaan caddeymaha in ka badan 25 bakteeriyo oo sababi kara inay xanuunno dillaacaan.

Ururka ayaa daah-furay hannaan calami ah oo lagu cusbooneysiina yo liiska fayrasyada sab abi kara inay dillaacaan cudurro iyo xanu un no safmar ah, si loo jiheeyo maalgashiga dunida, baaritaanka iyo horumar inta, gaar ahaanna tallaallada, baaritaannada iyo daaw eynta.

Eray-bixinta "Cudurka X” ayaa loo adeegsa day in loogu yeero xanu unka aan la aqoon ee sababi kara inuu dunida aad ugu faafo.

Ma ahan cudur gaar ah, balse waa eray-bixin loo adeegsanayo baarita anka, u kuurgelidda iyo u diyaargarowga si loo ogaado wuxuu yahay loo gana falceliyo.

Muxuu yahay cudurka X?

Corona

Waa magac ku meel gaar ah oo loo adeegs anayo in lagu ogaado xanuun mustaqbalka dill aaci kara oo sababi kara inuu dunida ku faafo, loogumana talogelin in magacan loo adeegs ado cudur gaar ah.

Madaxa hay’adda Ammaanka Caafimaadka ee UK Jenny Harris aya a sheegtay in sababta eraygan loo adeegsaday ay tahay in saynis yah annadu "aysan aqoon waxa xiga ee sababi ka ra xanuun faafa", iyadoo xarafka X-na uu u dhi gan yahay sida aan la aqoon ee uu cudurka noq on doono, iyo baahida loo qabo in loogu diyaar garoobo oo laga feejign aado.

Dadaalladan ayaa ka dhigan qaab garwaa qsasho ah oo sheegaya in mar walba ay jiraya an suurtogalnimada cudurro cusub oo leh dabeec ado aan la qiyaasi karin.

Waa maxay xiriirka ka dhaxeeya cudurka X iyo xanuunka safmarka ah ee coronavirus?

Corona

"Iyadoo bani’aadannimadu ay Meesha ka saareyso xannibaadda u dhaxeysa aadmiga iyo nooleyaasha kale iyadoo loo marayo suuqyada xayawaanka iyo xaalufinta, waxana u baahannahay u kuurgelidda oo lasii wado, darsidda, iyo hagaajinta amniga deegaanka ee guud ahaan dunida,” ayay intaa raacisay.

Erayga "Cudurka X" ayaa aad loogu hadal hayay baraha bulshada, gaar ahaan dalka Mareykanka. Dadka isticmaalaha baraha bulshada ay aa ka digay in u diyaar-garowga xanuunkan aan la aqoon ay u dhigmi doonto tallaabooyin la mid ah xayiraadaha intii uu socsay safmarka Covid-19."

Tallaabooyinkan ayaa aad looga cambaare eyay gudaha Mareyk anka iyo Yurub, iyadoo dadka qaar ay aaminsna yihiin in safmarkii Coro na uu yahay wax lasoo abaabulay.

Monica Crowley, oo maamulkii Trump u qaabilsaneyd arrimaha maa liyadda iyo bulsha da, ayaa qoraal ay soo dhigtay barta X ku sheegtay in "caabuqa cusub uu hoggaamiyeya asha caalamka u oggolaan doono hirgelinta xayiraado guud, xannibaadda xorriyatul-qow lka, uuna burbur iyo xorriyado badan.” "Marka cadowgaaga ay kuu sheegaan waxa ay qorsheynayaan, rumeyso una diyaar garow," ayay intaas raacisay.

Waa maxay booska Ururka Caafimaadka Adduunka?

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa cudur u yaqaanna fayraska Nipah, cudurka henipavirus, xummadda Rift Valley, iyo fayraska Zika.

WHO ayaa ahmiyad siisay baaritaanka iyo horumarinta marka la eego sida ay degdegga u yihiin dhammaan xanuunnadaan, iyadoo la do onayo in baaritaan qoto-dheer lagu sameeyo goor horena loo diyaargar oobo.

Maxay tahay sababta looga baqayo in mustaqbalka ay xanuunno saf mar ah dillaac aan?

Bare sare Andrew Pollard, Madaxa Kooxda Tallaalka Oxford, ayaa warbaahinta Sky News u sheegay inay u badan tahay in mustaqbalka ay dillaacaan xanuunno safmar ah sababo la xiriira isbeddelka cimilada.

Wuxuu intaa ku daray, "Dabcan waa suurtogal in la go’aansado xil liga ay tan dhaceyso, balse xaaladaha aan horteenna ku aragno ayaa la ga yaabaa inay suurtogelin karaan."

Wuxuu sharraxaad ka bixiyay sababta xanuunno badan oo safmar ah looga yaabo inay dillaacaan mustaqbalka isgaoo yiri: "Waan ogna hay in isbeddelka cimilada uu sababayo bakteeriyo iyo fayrasyo cusub inay deegaank eenna ka dillaacaan. Waxaa sidoo kale jirta deegaam eyn. Iyadoo bani’aadamku ay aad ugu guurayaan meelaha xayawaanna da, waxaan kordhineynaa khatarta inay tan dhacdo.”

Wuxuu sheegay sidaan aragnay Covid-19, ay dadka aadka u badan horseedaan xanuunno safmar ah: "Haatan ilaa 8 bilyan oo qof ayaan dunidan ku saarannahay. Ilaa 30-ka sano ee soo socda waxaan ka bad naan doonnaa 10 bilyan.” Ayuu yiri.XIGASHO:-BBC

Askartii ugu badneed oo hal maalin Israa’iil looga dilay Gaza iyo Jahwareer ku dhacay

Ciidamada Israa’iil ayaa khasaarooyin hor leh kala kulmaya duulla anka ay ku qaadeen magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana ciid amada saacadihii lasoo dhaafay soo gaa ray jab xooggan. Kooxda Xamaas ayaa Dorraad kaliya magaalada Gaza ku dishay in ka badan 24-askari oo katirsanaa ciidamada key dka ee Israa’iil, askartan ayaana lagu dilay madaafiic iyo hub culus oo lagu garaacay goobo ay joogeen.

War kasoo baxay milatariga Israa ’iil ayey ku qirteen in 24-askari Dorraad oo Isniin aheyd kaliya looga dilay ma gaalada Gaza, waxa ayna intaa ku dareen in ay jiraan askar kale oo dhaawacyo kala duwan uu soo gaa ray.

Afhayeenka ciidamada milatariga Israa’iil Daniel Hagari, ayaa shee gay in ciidamadan milatarigooda katirsanaa lagu dilay laba gant aal iyo qaraxyo lala beegsaday dhismayaal ay ku sugnaayeen oo kuyaalla Gaza. Waxa uu sheegay afhayeenka in ay wada an baaritaano ku aadan si da uu u dhacay wee rarkan askarta badan looga dilay iyo tirada dhabta ah ee khasaaraha ciidankooda keydka ah soo gaaray.

Weerarka Dorraad ka dhacay magaalada Gaza ayaa noqonaya kii ugu khasaaraha bad naa oo hal maalin kaliya la kulmaan askarta Isra a’iil, waxaana la sheegay in ciidamada uu soo wajahay argagax xoog gan ay ka qaadeen weerarada kooxda Xamaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip