HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA JANNAAYO 2024-KA

0
Monday January 22, 2024 - 08:27:29 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA JANNAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Masar oo wadajir uga hadlay xaaladda Gobolka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aa lka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Mada xtooy ada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuri yadda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfa taax Al-siisi.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay amniga iyo istaraatiijadda Carbeed ee Badda Cas, xaaladda gobolka, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xoojinta iska as higa faca-weyn ee ka dhexeeya Labada sha cab ee walaalaha ah.

Kuanka gaarka ah ee Labada Madaxwe yne kaddib, waxay wadajir u qabteen shir-sa xaafadeed ay ku soo bandhigeen miro-dha lka wada-hadalkooda iyo aragtidooda ku aaddan xaaladaha ka taagan Gobolka, iya doo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud uu tilmaamay sida dowladda Soomaal iya ay ula kaashanayso xulafada, bahwada agta iyo saaxiibbada caalamka sidii looga hortagi lahaa caqabad kasta oo ka dhan ah madaxban naanida iyo midnimada dalk eenna.

"Masar dowlad iyo shacab, waxaan na hay xulufo iyo walaalo soo jireen ah oo mar kasta ka wada shaqeeya sidii ay u ab uuri lahaayeen mustaqbal ifiya iyo horumar waara. Wadaha dallada miro-dhalka ah ee aan Dorraad yeelan nay, waxay muujinay aan sida aan u doonayno in aan xoojinno xir iirka diblumaasiya deed, amni iyo siyaas adeed.”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga ma had celiyay dowladda Masar mowqifka wal aalni mada ah ee ay ka istaageen dam aca xukuu madda Addis-ababa ee la xiriira ba dda Soom aaliya ayaa soo bandhigay ah miyadda dhaq aale iyo istaraatiijiyadeed ee Badda Cas, wa xa uuna sheegay in Soom aaliya ay saami weyn ku leedahay Baddan, taas oo aysan u aqbalayn dowladda iyo shacabka Soomaal iye ed in dal kale ay ku soo xadgudbaan taako ka mid ah.

Dhankiisa, Madaxweynaha Jam huuriy

adda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfa

taax Al-siisi ayaa Tilmaamay saamaynta am

ni,, dhaq an-dhaqaale iyo siyaasadeed ee

uu gobo lka ku yeelanayo xad-gudubka

dow ladda Ethi opia ee ka dhanka ah

midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed

ee Soomaal iya, isaga oo sheegay in aysan

indh aha ka fiirsanayn xadg uubkaas,

maadaama ay Soomaaliya iyo Ma sar yihiin

Labo dal oo qa an-wadaag ah , kuna mid

eysan dalladaha Carbeed iyo kuwa Afri ka."Xeerka Jaama cadda Carabta waxa uu dhigayaa in aan wadajir u difaa cno dalkii Carbeed oo ay soo food- saarto khatar jirit aan, sidaas awg eed Dowladda Masar ma aqbala yso in la faro -geliyo, laguna soo xadg udbo midnimada iyo amniga Soomaa liya. Aw ood da Masar yaan la tijaabin oo la ha nd adin walaa lhood, gaar ahaan dalalka walaal aha ah ee naga codsada in aan ga rab istaa gno”.Ugu danbeyntii, labada Mada xweyne aya a iska xog-wareystay xooji nta iska as higa laba da dal ee soo jireenka ah, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud uu uga warbixiyey dhiggiisa Dalka Masar guu laha muuqda ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka xaqiijiyeen amniga, da ga alka argagixisada iyo gaar idda guulihii taariik higa ee dalkeennu ka gaaray qaadista Cuna-qabatayntii hubka, deyn cafinta iyo ku biiristii suuqa dhaqaalaha bulshada bariga Afrika.

Gud. Aadan Madobe oo la kulmay Hay’ ado UN-ka tirsan

Muqdisho, Jannaayo 21, 2024: Guddo omiy aha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuur iyadda Federaalka Soomaaliya ah na Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Dorraad xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda hay’adaha UNICEF, UNFPA, UN WOMEN iyo UNDP ee Soomaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa ugu hor eyn ka dhageystay warbixinada shaqooyin ka sanadkii tagay ee 2023-ka la qabteen Golaha Shacabka iyo qorshayaasha 2024. Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay kor u qaadista aqo onta iyo tababarada Xildhibaan ada, dib u eegs ita dastuurka KMG ah iyo gu ud ahaan wad ashaqeynta Golaha Shac abka iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS ayaa mada xda hay’adaha UNICEF, UNFPA, UNWOM EN iyo UNDP ee Soomaaliya uga mahad celiyay shaqa da wanaagsan oo ay ka qabte en dalka, isagoo kula dardaarmay in sanadk aan laba jibaaraan dhammaan shaqooyinka ay dalka ka hayaan gaar ahaan BJFS oo ay hortaalo shaqooyin muhiim u ah geedi socod ka dowladnimada Soomaaliya. DHAMMAAD

R/Wasaare ku xigeenka XFS oo shir uga qayb galaya Magaalada Kambaala

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xuluumad da Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kaga qeyb galay shir-madaxeedka Ururka dalalka ku bahoobay G — 77 iyo China.

      Shir-madaxeedka oo socon doona mu ddo laba maalmood ah ayaa ujeedadiisu tah ay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga dalalka ku bahoobay ururkan G — 77 ee dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, horum arka waara, isbeddelka cimilada iyo ciribtirka faqriga.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo mada sha hadal ka jeediyay ayaa sheegay muhi imadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga dhinacyada kala duwan ee dalalkan ku baho obay dalladan, isagoo xusay in Soomaa liya ay samaysay horumarro waawayn ee dhin acyada dhaqaalaha, amniga iyo la dagaalla nka argagaxisada.

Mudane Saalax ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay ahmiyadda ay leedahay ku dhaq anka shuruucda caalamiga ah iyo ilaa linta madax-bannaanida iyo gobonnima da dalalka ku midaysan dalladan, isagoo xusay in xad-gudubka Itoobiya kusoo fara-gelisay arrimaha Soomaaliya uu yahay mid halis ku ah ammaanka gobolka, isla markaana aan la aqbali karin.

Dib-u-howlgelinta Sheybaarka Hubinta Tayada Dhismaha Muqdisho oo la Daah-furay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yu usuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay dib-u-howlgelinta sheybaarka hubinta tayada dhismaha dowladda Hoose ee Xamar, kaasi oo ay ka howlgali doonaan

qubaro u dhashayTurkiya, si loo tayeeyo dhismooyinka Muqd isho.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in waxii hada ka danbeeya la hubin doonno tayada dhi sma wadaaga iyo qalabka dhismaha, asigoona sidoo kale sheegay in la hubin doonno aqo onta Injineerada, si loogu bad-baado dhibaa tooyinka ka dhasha bur-burka ku yimaada guryaha Muqdisho.

Sheybaarka hubinta tayada dhismooyinka ayaan horey uga jiray magaalada Muqdisho, waxa ayna keeneen dhismooyin badan oon horey tayadooda aan looga fekerin ay soo dumaan ayna ka dhashaan khasaarooyin kala duwan.

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Gud doom iyihii hore ee Gobolka Banaadir, Xil dhibaano ka tirsan labada aqal ee BFS, Mad axda Hey’ adda TIKA, Agaasimeyaal iyo marti sharaf kale.

Farmaajo & Ax.Madoobe oo diiday ka qeyb galka Caleemo Saarka Madaxweyne Deni

Magaalada Garawe ee caasimadda maamu lka Puntland waxaa kusii qul qulaya wafuud kala duwan oo ka qeyb galeysa caleemo saa rka madaxweynaha dib loo doortay ee maa mulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Madaxtooyada Puntland ayaa xaflada calee mo saarka Siciid Deni iyo kuxigeenkiisa ku casuumtay madax kala duwan uu ugu sareeyo madaxweynaha Soomaaliya, waxaa sidoo kale la casuumay madaxda maamul goboleedyada iyo madax kale oo hore.

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in ka qeyb galka xaflada cale emo saarka madaxweyne Deni ay ka cudurta arteen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxw eynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Labadan masuul oo si gaar ah loogu diray casuumada xaflada caleemo saarka ayaa ka cudur daartay, waxa ayna sheegeen in xaal ado jira owgeyd aysan kasoo qeyb geli karin xaflada Garawe ka dhaceysa.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Mad oobe oo mar jaal dhaw ahaayeen mad axwey ne Deni ayaa hadda u muuqda kuwa siya asad ahaan kala tagay, kaddib markii Siciid Deni kasoo horjeestay in xilka Ra’isul Wasaaraha dalka la siiyay beesha Axmed Madoobe kasoo jeedo

Md.Cali Guudlaawe oo wareegto ku magacaabay la taliye cusub

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuiseen ayaa u ma gacaabaya Abdilkadir Hus sien Maalin "Marshaale " la taliyihiisa Xiriirka Calamiga ah & Qurba Joogta ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya

Dowladda hirshabeelle

Xafiiska madaxweynah

Ref:DHSH/M/0012/24 TR: 20/01/2024

WAREEGTO MADAXWEYNE

Ku:Abdulkadir Hussein Malin Jowhar.

Ujeddo:-NAGACAABID LA-TALIYE

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle:

Markuu Arkay: Qodobka 51aad.Farqadiisa 5aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle.

Markuu Arkay:-Muhiimadda ay leedahay adkeynta Xiriirka Caalamiga ah &Midka Qurba joogta Dowladda Hirshebeella

Markuu Arkay: kay Muuqda ee Qurba joogta ku leeyihiin xiriirka caalamiga ah Maal gelinta & Koboca Dhaqaalaha Waddanka

Markuu Tixgeliyey:-Taariikh Nololeedka Aqoon &khibradda Mudane Abdulkadir Huss ein Malin

WUXUU MADAXWEYNUHU SOO SAARAY XEERKAAN

1-Waxaa mudane Abdulkadir Hussein Malin loo magacaabay xilka"la taliyahaXiriirka Caala miga ah & Qurbajoogta ee Madaxweyn aha Dowladda Hirshabelle

2-La taliayaha laagacaabay wuxuu xaquuqda & Maamuuska sida ku qeexan dastuurka DH/ SH &Sharciyada Dalka.

3-Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa marka uu saxiixo Madaxweyanah Dowladda Hirshabe elle. MAHADSANID

Md.Cali C/laahi Xuseen{Cali Guudlaawe}

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle

jowhar,Hirshabeelle State of Somalia

E-mail:-Presedent@hirshabelle.gov.so

Madaxwaynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi oo digniin culus u diray Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaa lka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Masar, Cabdel Fataax Al-Sisi ayaa Dorraad si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id oo daarnaa xiisda ka aloosan gobolka Geeska Afirka, gaar ahaan damaca gurracan ee Itoobiya.

Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al-Sisi ayaa sheegay in heshiis-beenaadkii Somal ila nd iyo Itoobiya ay wada galeen ay Masar ka qa adatay mowqif cad, isla markaana war-sax aa fadeed ay soo saartay wasaaradda arrim aha dibadda Masar ay ku diiday heshiiskaas.

Al-Sisi Madaxweyanah Masar oo ka hadlay ari ntaas ayaa yiri, "Sidaas darteed waxa aan cad eyneynaa in Masar ay diidan tahay in la fara geliyo arrimaha Soomaaliya ama meel looga dhaco madaxbanaanideeda.” Al-Sisi oo sii hadlaya ayaa hadalkiisa sii raacsiiyey "Farriin ta aan u dirayo Itoobiya si ay tas -hiil aad uga hesho walaalaha Soomaaliy a, Jabu uti iyo Ereteriya, waa in ay u martaa waddo sharci ah, kana faa’iidaysto dekedaha dalalkaas. Laakiin in la isku dayo in dhul xoog lala waree go, cidna ma ogola.”

Sidoo kale Madaxweynaha Masar ayaa

intaas ku daray in Soomaaliya ay tahay dal

Carbeed, isla markaana ay xaq u leedahay in

si wadajir ah lagu difaaco sida uu dhigayo Axdiga Jaamacadda Carabta, khatar kasta oo ku soo wajahan, isaga oo si cad u sheegay in Masar aanay oggolaan doonin cid kasta oo dhibaato u geysata Soomaaliya ama wax u dhinto ammaankeeda.

"Xeerka Jaamacadda Carabta waxa uu dhiga yaa in aan wadajir u difaacno dalkii Carbeed oo ay soo food-saarto khatar jiritaan, sidaas awgeed dowladda Masar ma aqbalayso in la faro-geliyo, laguna soo xadgudbo midni mada iyo amniga Soomaaliya. Awoodda Ma sar yaan la tijaabin oo la handadin walaala ho od, gaar ahaan dalalka walaalaha ah ee naga codsada in aan garab istaagno,” sida uu yiri Madaxwe yne Al-Sisi. Dhanka kale Madaxwey ne Al-Sisi ayaa sidoo kale ugu hambalyeeyay Madaxwey ne Xasan Sheekh Maxamuud gu ulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay mud dadii la soo dhaafay, "Waxaan idinku ha mbalyeyna yaa guulaha aad ka gaarteen mud dadii aad dalka hoggaaminaysay, saddex arr imood oo ay ugu horreyso xurreynta dalka iyo la-daga alanka argagixisada oo saamayn weyn ku lah aa xasillooni-darrada ka jirtay dalka muddo labaatan ilaa soddon sannadood.”

     Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al-Sisi ayaa intaa ku daray in guusha labaad ay tahay in Soomaaliya laga cafiyo deymihii lagu lahaa, waxaana guusha seddexaad uu ku sheegay in ay tahay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateyntii hubka ee saarneyd tan iyo 1991-kii.

Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in ho ggaanka Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, uu hor seeday in Soomaaliya ay ku tillaabsato hor umar, isaga oo carabka ku adkeeyay in xiriirka Somaliya iyo Masar uu yahay mid taariikhi ah.

Madaxweyne Al-Sisi ayaa sheegay in qod obadii ay ka wadahadleen madaxweynaha Ja mhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay ahaayeen kuwo wax ku ool ah, oo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka dhin acyada siyaasadda, dhaqaalaha, ciidamada iyo amniga.

Xubnaha Golaha Aqalka sare oo ansixiyey sharci muddo badan la sugayey

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqa lka Sare ee Baarlamaaka Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Cali Xersi

{Timacadde, ayaa Dorraad shir guddo omiyay kalfadhiga afaraad kulankiis 7-aad oo ajan dihiisu ahaa:

1-Akhrinta Saddexaad ee Hindise Sharciye edka Hawlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayi dka ee Dowalda.

Ugu horrayn, Guddoomiyaha Guddiga arrim aha Bulshada Aqalka Sare Senator Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle) ayaa Sanatarr ada la wadaagay xogta akhrinta saddexaad ee sharciga, waxaana la guda galay ansixinta sha rciga, ka dibna waxaa loo qaaday sharciga cod ka kalsooni siinta, iyadoo codka kalsoonida siiy ay 28 Sanatar, waxaa diiday labo Sanatar senator wax ka aamusana ma jirin.

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Wasiirka, Mud ane Yusuf Maxamed Aadan, ayaa Sanata rra da Aqalka Sare uga mahad celiyay waajib ka gudshada iyo meel-marinta sharciga Haw lga bka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowa lda kaas oo xaqiijinaya xaquuqda shaqa alaha hawl-gabka ah ee muddada badan u soo

adeegayay Qaranka Soomaaliyeed.

Ka dib geeridii Wasiir Khadiija M.Diiriye, R/W Xamza oo Dorraad tegay…

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dorraad kormeer ku tagay Wasa aradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, si uu ugu kuurgalo howlaha ka socda wasaar adda. Booqashada Xamse ee wasaaradda ha weenka ayaa inteeda badan la xiriirtay tacsi uu ugu tegay shaqaalaha iyo masuuliyiinta kale ee wasaaradda, maadaama ay geeriyootay wasiirkii wasaaradaas Maamo Khadiija Maxam ed Diiriye.

"Ujeedkeygu wu xuu ahaa inaan was aa radda soo booqdo kadib geeridii wasiir Khadiija, bal si aan u soo arko shaqadu sida ay u socoto, waana ku faraxsanahay intaan oo shaqaale ah oo was aaradaan ka tirsan inay soo xaadiraan,” ayuu yiri R/W Xamza.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in wasa aradda haweenka ay ka mid tahay wasaa radaha ugu muhiimsan xukuumadi isa, isagoo sharaxay muhiimadda wasaara daan ay u leedahay dalka.

"Wasaaradaan waxay ka shaqeysaa meelihii ugu muhiimsanaa dalkeena, iya doo ah wasaaradda haweenka ayaa had ana loogu daray ilaalinta xuquuqul insa anka, waad ogt ihiin haweenku miisaa nka ay ku leeyihiin dalk aan,” ayuu hadal kii sa ku sii daray Xamza Cabdi Barre.

Wuxuu sheegay in haweenka Sooma aliye ed ay kaalin muhiim ah ka soo qaate en badb aadinta nolosha dadka Soomaaliy eed, "Sidoo kale tirada haweenka Soomaa liyeed ay uga jiraan dadkeena waa lambar aad u badan, dadkeenu imtixaano badan ayey soo mareen waxaana cadaatay in haweenka Soomaaliyeed ay aad u adk eysi badan yihiin,” ayuu yiri.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa carabka ku adk eeyey in sida ay haweenku muhiim u gu yihiin dalkaan ay wasaaraduna muh iim ugu tahay dowladda, "Waa wasaaradda ugu muhiimsan xukuumadaan danqaran,” ayuu yiri.

Wuxuu tusaale u soo qaatay kaalintii wasaa radaan iyo haweenka Soomaaliye ed ay ka qa ateen dagaalka ay dowladdu kula jirto Khawa arijta, "wasaaradda ahmiy adaas noo leh, hadii hoggaankii ugu saree yey uu ka baxay, wax aan rajeynayaa in ho wshu sideedii u sii soca doonto,” ayuu had alkiisa ku sii daray Xamza Cabdi Barre.

Xassan Shiikh oo Qaahira kula kulmay Caadil Bin Abdulrahman Al-Casoomi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxa muud ayaa Dorraad magaalada Qaahira ee da lka Masar kula kulmay Gu ddoomiyaha Baar lamaan ka Carabta Mudane Caadil Bin Cabdulr axman Al-Cas oomi.

Waxaa kulankaas goob ka ahaa xildhibaa nnada labada aqal ee dalkeenna ku matala Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha ayaa ka wadahadlay sidii loo horumarin lahaa xiriirka qotada dheer ee soo jireenka ah ee ka dhaxe eya Soomaaliya iyo Baarlamaanka Carabta.

Waxaa uu uga mahadceliyey Jaamacadda Carabta taageerada joogtada ah ee ay siiyaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed iyo gar ab istaagga xooggan ay ka muujiyeen ilaalinta qaranimada, midnimada, wadajirka iyo madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.

Suldaan Hooley oo war culus ka soo saaray xad-gudubkii uu kula kacay midnimada Soomaaliya

Suldaan Maxamed Cigale Hooley oo she egta Suldaanka beesha Duduble ayaa raali ge lin ka bixiyey hadal qalad-weyn ku ahaa midni mada Soomaaliya oo labadii bishaan uu jeediyey, isagoo xili gaas ka hadlayey heshiiskii qar iska tuurninada ahaa ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed.

Suldaan Hooley ayaa xiliga as sheegay in Somaliland ay tahay dowlad lamid ah tan federaalka Soomaaliya, isla mark aana ay geli karto heshiis kasta oo danaheeda ay ka dhex aragto.

Hadalkaas markii uu jeediyey NISA ayaa Suldaan Hooley ugu dhacday gurigiisa uu ka degan yahay Muqdisho, waxaana lagu xiray godka Jilicow, iyadoo dadaal dheer oo masuul iyiinta beeshiisa ay ku bixiyeen iyo wadahadal kadib laga sii daayey xabsiga. Suldaan Hooley ayaa Dorraad ka hadlay qaladkii ka dhacay, isagoo raali geliyey umadda Soomaaliye ed, cod dheerna ku sheegay inuu qald amay oo Somaliland ay tahay maamul gob oleed Jamh uuriyadda Soomaaliya ka mid ah.

"Waxaan Dorraad qabanayaa shir jara a’id oo aan ku raali gelinayo umadda Soo maali yeed, sax ma aheyn hadalkeygii aha a ‘Soma liland waa dowlad Soomaaliya la mid ah’ wax aan cadeynayaa in dhulka Soom aaliyeed uu mid yahay oo masuul ay ka tahay dowladda federaalka Soomaa liya,” ayuu yiri Suldaan Hooley.

Wuxuu intaas ku sii daray, "Qaranka Soomaaliya waa mideysan yahay waxa ana madaxweyne u ah Xasan Sheekh, dalkeenu wuxuu leeyahay baarlamaanka metela dhama an umadda ku nool dhulka Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya, Somaliland waa maamul goboleed ka tirsan Soomaaliya.”

Suldaan Hooley hadda waa laga sii daay ey xabsiga, mana kala cada in hada lkaan uu iskiis u yiri iyo in la qasbay, maa daama uu maalmo badan ku xiraa Godka Jilicow oo NISA ay maamusho.

Muuqaalkaan wuxuu Suldaanku ku cadeyn ayaa in Itoobiya ay tahay cadowga umadda Soomaaliyeed, isla markaana aysan jirin cid dhul ka iibi karta, sidoo kale difaaca dalkaan ayuu sheegay in masuu liyadi ay ka saaran tahay dowladda feder aalka Soomaaliya.

Ninkaan ayaa mar sheega jiray Sulda anka beelaha Irirsamaale oo la isku yiraa hdo Hawiye iyo Dir, wuxuu tegay ilaa Harg eysa, wuxuuna lasoo shiray madaxda iyo dhaqanka Somaliland, kuwaas oo ku qancay xiligaas qadiyaddii uu hoggaamina yey ee ‘irirsamaale’ inkastoo markii dambe ay hadalheynta qadiy adaasi meesha ka baxday. Hoos ka daawo

W/Gaadiidka ee XFS oo booqasho rasmi ah ku joogta D/Sacuudiga ayaa kulan la yeelatay dhiggeedda dalkaas

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Xil. Fardowso Cismaan Cigaal oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Boqortooy adda Sacuudiga kaddib martiqaad ay ka he shay dhiggeeda Sacuudiga, Mudane Saleh Al-Jasser ayaa kulan ay Dorraad yeesheen ka wa da-hadlay sidii labada dal ay iskaashi uga yee lan lahaayeen, dhinacyada Gaadiidka dhul ka iyo hawada, isdhaafsiga khibrada iyo taba bba rada. "Waxaan maalmahan booqasho shaqo ku joogaa dalka Boqortooyadda Sacuudiga, ka dib martiqaad aan la helnay dhiggeyga, Md. Saleh Al-Jasser oo wada-hadal aan ku yeel anay Riyadh, diiradda aan ku saarnay sidii lab ada dal ay iskaashi uga yeelan lahaayeen, dhinacyada Gaadiidka dhulka iyo hawada, isdh aafsiga khibrada iyo tababbarada.” ayey tiri wasiir Fardowso Cismaan Cigaal.

Soomaaliya ayaa horumar muuqda ka sa maysay dhinacyada Gaadiidka iyo Duulista Hawada taaso u horseeday waddamada caal amka inay ballaariyaan iskaashiga ay dhina cyada kala yeelanayaan Soomaaliya.

Booliiska Muqdisho oo qabtay burcad iya ga dhac geesanaya CCTV kaamira duu btay

Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan burcad hubeysan oo lagu eedeeyay in dad shacab ah dhac iyo dhibaatooyin kalaba Habeen hore ugu geesteen degmada Wartan abadda.

Burcadan hubeysan oo mid kamid ah xir naa dare eska ciidanka dowladda sidoo kale watay qoray AK-47, ayaa waxaa du ubtay ka amirada qarsoon ee CCTV , xilli ay dhac ka ge esanayeen xaafad katirsan degm ada Warta nabada.

War kasoo baxay booliiska ayaa lagu she egay in Habeen hore abaaro 11:30 Habeenimo gacanta ku dhigeen burcad hubeysan oo ka mid ah kuwa dadka shacabka ah baarta, wax aana burcadan iyo mootadii ay wateen gac an ta ku haya ciidamada booliiska.

Ciidamada booliiska ayaana burcadan ay qabteen ka qaaday dhowr moobeel oo ay ka soo dhaceen dad shacab ah, waxa ayna boo liiska xuseen in burcadan la horgeyn doono caddaaladda si loogu qaado ciqaabta damb iyada ay galeen. Kaamirooyika qarsoon ee loo yaqaan CCTV ayaa sahlay in la aqoonsado lan a soo qabto burcada dhaca u geesata dadka shacabka ah iyo goobaha ganacsi, waxa ayna bool iiska marar badan soo qabteen burcad dilal & dhibaatoyin kalaba u geestay shacab ka

Puntland oo mamnuucday ka ganacsiga & isticmaalka Agab halis ku ah nafta bini’aa damka

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kha yraadka Badda Puntland ayaa joojisay ka gana csiga, soo dejinta iyo isticmaalka qalabka ka lluum aysiga ee kala ah, Tooshka iyo Haamaha Ma cmalka ah ee loo yaqanao "Hoo-Nuug” iyo ka ganac siga iyo Isticmaalka Shabaagaha Caaga ah, kuwaasi oo la ogaaday inay khatar ku yihiin nafta bini’aadamka iyo Khayraadka Badda.

Sidoo kale Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa mamnuu cday in laga ganacsado Aargoosatada billaha 10-aad ilaa 1-aad ee Sanad Walba, xiligaas oo tarankeedu ku beeganyahay

Sidoo kale waxaa Wasaaradda kalluumaysi gu ku wargelisay doonyaha ajnabiga ah ee kalluumaysta in ay ka reeban-tahay imaansha ha meelaha ay kalluumaysatadda Wadaniga ahi ka kalluumaystaan.

Rag dil ku xukunaa oo ka baxsaday xabsi kuyaalla Dhuusomareeb iyo baadigoob socda

Waxaa Habeen hore saldhigga ciidamada booliiska ee magaalada Dhuusomareeb caas imadda Galmudug ka fakaday rag maxaabiis ah oo la sheegay in qaarkood ahaayeen gaca nk udhiigl ayaal oo hor ey dilal usoo goos tay

Sida aan wararka ku helnay afar nin oo ka mid ahaa maxaabiista ku xirnaa saldhigga booliiska magaalada Dhuusomareeb ayaa baxsaday, waxaana saddex kamid ah ragan ku xukunaayeen dil toogasho ah oo maxkamad ku riday.

Taliska booliiska saldhigga Dhuusomar eeb ayaa xaqiijiyay jiritaanka maxaabiista xabs iga ka baxsatay, waxa ayna sheegeen in ay hadda socdaan howlgalo lagu raadinayo ragga baxsaday , sidoo kale la baarayo qaabka ay u baxsadeen.

Waxaa jira shaki laga qabo in maxaabii stan in xabsiga magaalada Dhuusmareeb ka baxsadaan loo fududeeyay, mana jiro faah faahino badan oo booliiska ka bixiyeen baxsa shada ragga dilka ku xukunaa iyo qaabka ay u baxsadeen

Laamaha amniga gobolka Bari Boosaaso oo ka hadlay qaraxyada kusoo badanaya magaalada Boosaaso

Laamaha amniga Puntland ee gobolka Bari oo ay wehliyaan masuuliyiin kale, ayaa Dorra ad wax iska weydiiyay amniga magaalada Bo osaaso oo waayahaan dambe ay kusoo bad ana yaan qaraxyada lagu weerarayo xarum aha ganacsiga.

Shir ay Dorraad isugu yimaadeen mas'uuliyii ntaan ayay ku sheegeen in la qaadayo howlgal ballaaran oo lagusoo afjarayo waxay ugu yeer een kooxaha argigixisada ee falalka nabad ga lyo darrada ka wada Boosaaso.

Taliyaha qeybta booliiska gobolka Bari, Ca bdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa sheegay in hay’ adaha amnigu ay bixin doonaan dadaal dheer aad ah si wax looga qabto kooxaha beeg siga ku haya xarumaha magaalada Boosaso, wuxu una sheegay in loo baahan yahay in shacabku xogta lasoo wagaan laamaha amniga.

Si kastaba ha ahaatee, ma jirto cid illaa iyo hadda cid loosoo qabtay dadkii horey uga dam beeyay khasaarihii nafeed iyo midkii hantiyeed ee loo geystay xarumihii ganacsi ee lagu gub ay magaalada Boosaaso.

Ganacsatada Boosaso ayaa wajahaya ca bsi weyn oo kaga imaanaysa lacago baad ah oo hay’adaha amnigu ay shegeen in kooxaha Shabaab iyo Daacish ay doonayaan inay ka qa ataan ganacsatada Boosaso.

Madaxweyne Deni oo dhawaan dib loo doo rtay ayaa la filayaa inuu dhawaan isbeddel ku sameeyo laamaha amniga gobolka Bari.

Siciid Deni wuxuu dhawaan magacaabay tali yaha ciidanka la dagaalanka arigixisada ee aagga buuraleyda Galis, halkaas oo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidanka Daraawiishta Puntland.

Ciidamada Dowladda Oo Burburiyay Goobo Shabaab Ay Ku Qoranayeen Dabley Cusub

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa ho wlgal qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay Dorraad ka samee yeen tuulooyin hoostaga deegaanka Goof gaduud buureey ee gobolka Baay.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan wax aa si gaar ah u fuliyay guutada 8-aad qey bta 60-aad ee ka holwgala deega anada maamu lka Koofur Galbeed.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciida mada ay bartilmaameedsadeen sla dhigyo Sha baab ay ku lahaayeen deeg aan ada kala ah Misgaale, Warta Kormar’ Duurow ‘Mintaanka, Qurunlow Asharaaf’ Gololow’ Goof Golol iyo Hareera Jiif, kuw aas dhinaca Bari iyo Koonfur Galbeed ka kala xiga deegaanka Goof gaduud Buurey ee gobalka Baay.

Taliyaha Ururka 47-aad guutada 8-aad qeyb ta 60-aad ee ciidanka Dhulka X/le Ahmed Max amed Nuur oo loo yaqaano Ahmed Dha gey ayaa Warbaahinta u sheegay in goobahan ay Shabaab u eheyd meelo dadka ay lacagaha baada uga qaadaan iyo goobo Maktab u ahaa oo ku diiwaan geliyaan xubnaha cusub ee kox oda ku biiraya.

Ma shaacin taliyuhu khasaare nafeed oo ka dhashay howlgalladan, marka laga tago burburinta xarumaha ay Al-Shabaab ku lahaa yeen halkaasi.

William Ruto oo ku guuleystay in loo meel mariyo sanduuq dhaqaale oo muran dhali yey

Maxkamadda Racfaanka ee dalka Kenya ayaa fasaxday bixinta canshuuraha daryeelka caafimaadka ee muranka dhaliyay, taasoo meesha ka saartay mamnuucid hore.

Sanduuqa Caymiska Caafimaadka Bulsh ada (SHIF), oo ka mid ah siyaasadaha ugu mu hiimsan ee Madaxweyne William Ruto, wuxuu raadinayaa inuu siiyo daryeel caafim aad oo jaban dhammaan dad ka Kenyaanka ah.

Laakiin waxay noq otay mid aysan jeclayn dad badani, kuwaas oo u arka canshuur cusub.

Dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in cans huurtani ay uga sii dari doonto maciishada had daba qaaliga ah, taasoo sii hurisay maw jado mudaaharaadyo ah sanadkii hore.

Hirgelinta SHIF waxaa joojisay Maxkama dda Sare bishii Nofembar ee la soo dhaafay ka dib codsi uu soo gudbiyay ganacsade Joseph Enock Aura, oo caqabad ku ah qaybaha nida amka.

Arrintan, ayaa waxaa barbar socday haki nta canshuuraha guryaha ee lagu muransan yahay, waxayna ka careysiisay madaxweyne Ruto, oo dhawaan si cad ugu eedeeyay musu maasuq qaar ka mid ah garsoorayaasha aan la magacaabin.

Waxa uu sheegay in Hay’adaha Garsoorka ay kala shaqeynayaan Mucaaradka sidii loo hor istaagi lahaa Mashaariicda Dowladdiisa, ta asi oo keentay in Qareenadu ay ka gadood een.

SHIF waxa ay beddeshay Sanduuqa Caym iska Caafimaadka Qaranka ee tobannaanka sano jiray (NHIF), kaas Balaayiin canshuurta dadka laga qaaday ah ku lumiyey musuq maasuq.

Maraakiib dagaal oo Ingiriiska leeyahay oo iskula dhacay xeebaha dal Carbeed

Labo markab oo nuuca dagaalka ah lag ana leeyahay boqortooyada Ingriiska ayaa is kula dhacay xeebaha dekad kutaalla dalka Ba xreyn, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen talis ka ciidamada badda Ingiriiska.

Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ay aa lagu baahiyay muuqaalka labada markab oo isku dhacaya, waxaana aad la iskula wad aagay markabka HMS Chiddingfold oo gadaal ugu soo baxaya markabka kale ee HMS Ba ngor .

Baaritaano lagu ogaanayo sababta keen tay shilka labada markab ee nuuca dagaalka ah ayaa durba bilowday, waxaana la sheegay in aysan jirin wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay shilkan ka dhacay xeebta dekad kutaalla dalka Baxreyn.

Labada markab ee isku dhacay ayaa ah nu uca miinada ka baara badaha, waxa ayna in muddo ah ka howlgalayeen dalalka Khaliijka, waxa ayna maraakiibtan miinooyin ka baraan marinada ay isticmaalaan maraakiibta



"WAXAAN DAREEMAY WAX KASOO JEEDA XUBINTE YDA TARANKA” MAXAY TAHAY XAALADDAN AAN LAGU BARAARUGSANEYN EE AY HAWEENKU KA XISHOODAAN?


Prolapse Markii Natashja Wilson ay ugu hor reyn dareentay inay leedahay calaamadaha xubinta misigta oo booskeeda ka durugtay wax feker ah kama aysan heysan waxa socda aad ayayna uga qalooneysay inay caawinaad raadsato.

Gabadhan iyadoo 18 jir ah kuna nooleyd meel ka fog hoygeeda oo jaamacad dhexdee da ah, weligeed ma aysan ma aqal xaaladdan oo asiibi karta ilaa 50% haweenka adduunka.

"Waxaan dareemay markii aan suuliga teg ay wax kasoo dhacaya xubinteyda taranka," ayay tiri.

"Waxaan xilliga galmada sidoo kale daree mayay xanuun iyo dareen ah inay wax iga soo jeedaan oo iga soo dhacayaan.

"Dhabtii ma aanan ogeyn wax aan ku fekero sababtoo ah daacaddii waxba kamaan ogeyn jirkeyga xilligaas."

Natashja, oo haatan 24 jir ah, ayaa shee gtay inaysan xilligaas ogeyn waxa lafta misigte eda amaba afka hore ee makaankeeda ay yihiin.

"Sidaa darteed waxaan weydiiyay saaxiibb adayda 'Dareenkan inay wax iga soo jeedaan ma wax caadi ah baa?'," ayay tiri.

"Waxay yiraahdeen, 'Malaha waa barta dar eenkaaga (G-spot). Malaha waa uun bar'."

Natashja, oo kasoo jeedda Greenwich in London, ma aysan aqoon wax ay sameyso sid aa darteed way iska deysay waxayna rajeyne ysay inay xaaladdaas iskeed isaga tagi doonto.

Balse caalamadihii ayaa kasii daray kaddib 18 biloodna waxay ugu dambeyn u sheegtay hooyadeed oo ku dhiirrigelisay inay dhaqtra tagto. Mar dambe ayaana la ogaaday inay qab to xaalad makaanku uu booskiisa ka durkay.

Prolapse

Qoraalka sawirka,

Natashja, war kama aysan heyn waxa ku dhacay

Lafta misigta oo boos keeda ka durugta wa xay dhacdaa markii koox muruqyo iyo nuda yaal ah oo caadiyan caawiya xubnaha mis igta, oo lagu magac aabo sgxadda mis igta, ay jilcaan marka ana ay keento inay san si adag xubnahaas ugu heyn karin boos kooda.

Waxay sababtaa in mid ka mid ah amaba qaar badan oo xubnaha ka mid ah inay boo skoodii caadiga ahaa ka dhaqaaqaan, taasoo horseedda in wax soo dhacaya laga dareemo gudaha ama bannaanka xubinta taranka haw eenka. Kan wuxuu noqon karaa minka, kaadi-heysta amaba qeybta sare ee xubinta taranka. Haween badan kuma baraarugsana inay qab aan xaaladdan amaba keliya calaamado aan badneyn ayay dareemaan, balse qaark ood saameyn dhab ah ayay noloshooda ku yeelataa. Calaamadaha waxaa ka mid noqon kara in wax culus gudaha lagaaga jiidayo am aba dareen ah in wax ay kasoo dhacayaan xubinta taranka – taasoo mararka qaar lagu qeexo sida dareenka 'ku fadhiisashada bano oniga teeniska' iyo sidoo kale dhibaatooyin dhanka kaadi-heysta ah iyo inta ay galmadu socoto.

Minka

Jimicsiyada miskaha iyo noloshaada oo aad wxa ka beddesho ayaa kaa caawin kara inay hagaagto xaaladdaada, balse mararka qaar waxaa loo baahan yahay daaweyn caafimaad, sida qalliin.

Waxa sababa in minku booskiisa ka durko waxaa ka mid ah dhaxal jinsiyeed, inaad wax culus qaaddo, ca lool-fadhi amaba qufac joogto ah.

Uurka iyo dha lmadu waxay kor dhin karaan khat arta xaaladdan, gaar ahaanna ka dib markay haw eeneydu soo marto fool xanuun badan.

Haweenka ayaa sidoo kale aad ugu nugul in xaaladdan minka oo booskiisa ka durka ay la kulmaan marka ay sii weynaadaan, gaar ah aanna kaddib marka ay caadadu ka go’do.

Balse Natashja ayaa aad u daneyneysa inay dadku ogaadaan inay asiibi karto dadka da’da yar sidoo kale.

Waxay isku dayeysaa inay meesha ka saarto takoorka ku hareereysan xaaladdan mi nka oo booskiisa ka durka, iyadoo adeegsane ysa baraha bulshada iyo barteeda 'Living With Prolapse'.

"Takoor badan ayaa ku hareereysan xaala dda minka oo booskiisa ka durka, ka sheeke ynta xubinta taranka taasina dadka uma oggo laaneyso inay dhaqtar arkaan," ayay tiri.

"Waan ogahay in haddii takoorku uu yaraan lahaa waan xilli hore dhaqtar u tegi                    XIGASHO:-BBC

Shir muhiim oo ay yeesheen taliyeyaasha

Ciidamadda ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliy eed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, Taliy aha Ciidanka Booliiska Soomaaliya S/gu uto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa Dorraad ka shiray amn iga guud ee dalka iyo sidii la isaga kaa shan lahaa dagaalka kooxaha Khawaarijta.

Kula nka si guud waxaa looga hadlay difaaca dalka iyo in meel looga soo wada jees to cid kasta oo dhibaata ku ah Qaranimada So omaa liya.

Shirkaan muhiimka ah ayaa ka dha cay Tali ska Boliiska Soomaaliya, waxaa lagu lafa-gur ay sidii looga wada shaqeyn lahaa Difaaca da lka iyo guud ahaan amniga Caasimadda.

Nin gowracay wiil uu adeer u yahay oo gacanta lagu soo dhigay

War ka soo baxay Taliska Booliiska Sooma aliya ayaa lagu shaaciyay in Hay’adaha am nigu qabteen Dorraad nin gacan ku dhiigle ah oo dil gaystay.

Ninkaan ayaa gowracay wiil uu adeer u yah ay, waxaa gacanta ku soo dhigay Ciidanka Bo oliiska Saldhiga Degmada xmar-Jajab ee Gob olka Banaadir.

Falkaan oo ah mid laga argagaxo ayaa dhacay qorax dhicii Dorraad saacaduna ku aba arneyd Abaaro 5:40pm, waxa uuna ka dhacay isla Degmada Xamar-jajab.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Wiil ka la dilay uu ahaa jiray 8 sanno jir kaasoo ugu danbeyn ku baxay gacanta adeerkiis waa na fal dadku ka naxeen.

Si kastaba Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa hada gacanta ku haya eedeysanaha iyo kiiskiisa waxaana ;lagu wadaa inay talaaboo yin sharci qaadi donaan marka baaritaanado soo dhamaadaan.

Ukraine oo soo bandhigtay nin Somali ah oo ka barbr dagaalamayay ciidamada Ruushka.

Dowladda Ukraine ayaa soo bandhigtay Caadil Cabdill aahi Maxamed oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo 28 jir ah, kaasoo ka tegay Mu qdisho, laguna qabtay dagaalka Ukraine. Ninka an oo bixiyay wareysi kooban ayaa la sheegay inuu ka barbar da gaalamayey ciidamada Ruu shka ee dagaalka kula jira Ukraine. Ukraine waxay horey u sheegtay inuu kamid ahaa calooshood u shaqeystayaal uu soo kiraystay dalka Ruushka. Wareysi uu bixiyay ayuu ku sheegay inuu Ruushka u tagay si uu u helo shaqo milatari.

Wuxuu sheegay in loo ballanqaaday baasa boorka waddanka Ruushka iyo lacag ku dhow labo kun oo dollar. Wuxuu sheegay in la qabtay todobadii January.

Ukraine ayaa sheegtay in ninkan Sooma aliga ah uu kamid ahaa 4 qof oo lagu qabtay dagaalka dalkeeda ka socda.

Waxay sheegtay in Ruushku uu soo kiray stay boqolaal askari oo calooshood u shaq eystayaal ah, si ay ula dagaalamaan ciidam ada Ukraine.

Ma jirto macluumaad rasmi ah oo ka madax bannaan Ukraine oo xaqiijin kara in ninkan uu u dagaalamayay Ruushka.Warar ayaa sheega ya inay jiraan dad muhaajiriin ah oo xoog lagu galiyay dagaalka ka socda Ukarine..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip