HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 15-KA JANNAAYO 2024-KA

0
Monday January 15, 2024 - 08:28:32 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 15-KA JANNAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Sidee Xassan Shiikh oo loogu soo dhowe eyey Magalada Dhuusamareeb?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dhuusa mareeb ee caasi mada Galmudug, halkaasoo uu ku soo dhaweeyey Mad axweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda.

Safarka Madaxweyne Xasan Shiikh Maxm auud ee Galmudug ayaa la xariira dhamm eystirka how lgalka ka dhanka ah al shabaab ee ka socda deeg aannada Galmudug.

Xasan Sheekh oo markii dib loo doortay ku dha waaqay dagaalka ballaaran oo ka dhan ah al shab aab ayaa saldhiggiisa ugu weyn ee uu dagaalka ka hoggaaminayo ka dhigay magaalada Dhuusamar eeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug,

waxaa tan iyo markaas ciidamadda xoogga da lka oo kaashanaya ciidamadda degaanka ay shaba ab ka xoreeyeen degmooyin iyo magaa looyin bad an oo ay shacabka ku dhibaat eynayeen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiis kiisa kulan sagoontin ah kula qaatay Wakii lkii UNHCR ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maa nka JFS Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Mado obe) ayaa Shalay xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qa atay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Mudane Magatte Guisse iyo Marwo Sanaa Omer oo ah ku-xigeenka wakiilka UNHCR ee dalka, maadama uu dhamaaday mudo xileedkii ay ku joogeen Som aaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan Mado obe ayaa Hay’adda UNHCR uga mahad celiyay shaqada wanag san oo ay ka qabteen dalka, waxaana uu sheegay in Hay’adda UNHCR ay caawiso kumanaan Bara ka cyaal ah oo ku nool dalka gudahiisa, isagoona kula dardaarmay madaxda cusub ee imaan doonta in ay xoojiyaan caawinta Barakacayaasha ku nool gudaha dalka iyo qaxootiga ajaaniibta ah ee ku nool gudaha dalka.

Madaxweyne Xasan She.oo Waraaqaha Aqoo nsiga ka Guddoomay Danjireyaasha da lalka Hin dia,Jaamacadda Carabta,Japan iyo Czech

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddo omay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech iyo Ururka Jaamacadda Carabta ee loo soo magacaabay Somaliya, kuwaas oo kala ah; Marwo Namgya Choden,Md.Okan iwa Ken, Miroslav Kosek & Mudane Abdullahi Mutlaq Al Otabi.

 

Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriimo ay ka sideen Boqorrada iyo hoggaanka dal alkooda, iyagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixin doonaan adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee ay la wadaagaan Dowlada iyo Shacab ka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Danji reya asha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka dibl oma asiyadeed iyo iskaashiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la leeyihiin Dowladaho odu, waxa uuna xusay ahmiyadda ay leedahay in ay xoojiyaan gar ab istaagga dowladda Soomaaliya iyo shacab keeda, si guul looga gaaro dowlad-dhiska iyo horum arinta dalka.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa Danjireya asha u sheegay in ay soo dhoweyn iyo wadasha qayn wa naagsan kala kulmayaan shacabka Sooma aliyeed, DF Soomaaliyana ay ku garab istaagayso gudaha da waajib aadka diblomaa siyadeed ee loo soo igmaday.

Guddoomiye Madaale oo qaabilay Wafdi Ca rbeed oo marti-qaad ku yimid Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Cumaan oo marti qaad rasmi ah ka heysta maamulka gobolka Bana adir iyo dowladda Hoo se ee Xamar.

Wafdigaan oo uu hogaaminaayo xoghay aha guud ee madxafka Qaranka Cum aan Mudane Ja maal bin Xasan bin Xuseen Al-Muuse iyo Duqa Mu qdisho ayaa ka wada hadlay soo nooleynta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal iyo sidii Cumaan ay gacan ugu geysan laheyd dib-u-dhiska goobaha taariikhiga ah ee Muqdisho.

Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Gudd oomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wac yigelinta Maamulka Gobolka Banaadir, Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Cuman, Ganacsato iyo khabiir ku takhasusay Arri maha Geeska Afrika oo ka tirsan Dowladda Cumaan.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababbar u furay shaqaalaha Waaxda Farsamada ee Warbaahinta qaranka

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaal ada Muqdisho tababbar uga furay 30 kamid ah shaq aalaha waaxda Farsamada guud ee Warbaahinta Qaranka.

Tababbarkan ayaa la xiriira sidii kor loogu qaadi lahaa Khibrada iyo Fa rsamada waaxya ha wax soo saarka Warbaahinta Qaranka maadama koo xda Farsamada ka shaqaysaa yihiin laf dhabarta Warbaahinta Qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqa nka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in tababbarkan wax weyn ka bedeli doono hawlaha Maalin laha ah ee Warbaahinta qaran ka,isagoo kula dardaa rmay Hawlwadeenadu in ay markasta ku baraarugsanaadaan isbedelka Tekno olajiyad da Casriga ah.

R/w. Xamse oo sheegay in dalladda waxbarasha da FPENS ay kumaan kun oo ubad Sooma aliyeed ah ay ka badbaa disay aqoon la’aan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Shalay ka hadlayay munaasabad lagu xus ayay sanad guuradii 25-aad ee aasaaska dalladda waxbarashada FPENS, ay aa sheegay in Xukuumad da DanQaran ay ahmiyad weyn siisayo horumarinta waxbarashada dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay dalladda Waxbarashada FPENS ay ka badbaadisay aqoon la’aan kumaankun oo ka mid ah ubadka Soomaaliyeed, isla markaana wax wayn ka badashay dhaqankoodii iyo noloshoodii.

Mudane Xamsa ayaa xusay in Xukuumaddu ay dhiirigalinayso dalladaha ka shaqeeya waxbarash ada dalka inay iska kaashadaan si kor loogu sii qa adi lahaa tayada waxbarashada dalka.



   Daladda Waxbarashada FPENS ayaa waxa aasaasay aqoonyahano Soomaaliyeed burburkii d owladda dhexe ka dib, taasi oo noqotay madal lagu badbaadiyey waxbarshadii carruurta, isla markaana ay ka aflaxeen in ka badan 1 milyan oo arday Soo maaliyeed ah

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaab ilay safiirka Cusub ee Talyaaniga u fadhin doona Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumad da Jamhuu riyad da Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danji raha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Co ppi, oo ay ka wada hadleen xoo jinta xiriirka iyo iskaashiga soo jire enka ah ee labada dal Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda Talyaa niga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee ay la garab joogaan dowladda iyo shacabka Soomaali yeed iyo is-garab taagga ilaalinta madax-banaann ida, gobannimada iyo midnimada dhuleed ee Soo maaliya.

Xil. Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Sooma aliya ku matalaysa tartanka guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya ayaa Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, u dooratay inay ku metasho Soomaaliya tartanka Guddoomiy aha Guddiga Mid owga Afrika ee Sanadaha 2025-2028. Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay tallaabadan qeyb ka tahay xoojinta doorka ay ku leeda hay Ururada Caalamiga iyo kuwa Gobolkaba.

Xildhibaan Fowsiyo ayaa horey usoo noqotay wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Soomaaliya, ahna raysal wasaare ku xigeen, sanadihii 2012 /2013. Waxay hadda muddo toban sano ka badan kamid tahay baarlamaanka Soomaaliya.

Sanadkii 2022 waxay noqotay haweeneydii Soo maaliyeed ee ugu horraysay oo ka qeyb gasha tarta nta madaxweynaha Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya marna mas oo qaban xilkaan tan iyo sanadkii 2002 oo aha yd markii si rasmi ah loo daafuray ururka Midowga Afri ka. Shan xubnood ayaa isaga kala dambeeyay jagooyinka guddiga Midowga Afrika. Waxayna kala yihiin; Amara Essy (Ivory Coast), Alpha Oumar Kon are (Mali), Jean Ping (Gabon), Nkosazana Diamini- Zuma (South Africa) iyo Musse Faki Mohamed (Chad).

Amb. Jabriil Ibraahim Oo Lagu Soo Dhoweeyay Nairobi

Xaflad lagu soo dhaweynayay Safiirka JFS u fa dhiya magaalada Nairobi H.E. Jabril Ibrahim Abd ulle xafladdaan oo ay soo agaasimeen Ganacsata da Eastleigh EBDA ayaa Habeen hore lagu qabtay

 

magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Xafladda aya waxaa ka soo qeybgalay Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Ganac satada deggan magaalada Nairobi oo ku wehliyaan Xildhibaano ka

tirsan Baarlabaanka Kenya.

Danjira Jabril Ibrahim Abdulle ayaa u ma had celiyay Ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi wuxuuna ballan qa aday in Safaaradda ay si hufan ugu shaqeyn doonto Jaaliyadda isla markaana si dhow ugala shaqeyn doonto Ganacsatada baahiyada ay qabaan.


R/wasaare Xamse "Itoobiya waxaan leyah ay naga leexda hadad naga lexan weydan waxan idin tuseyna waxad ku lexataan"

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay mar kale si kulul uga hadlay damaca dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah dhulka Soomaaliya.

Raysal wasaare Xamse Cabdi B arre ayaa sheegay ineysan marnaba dhici doonin in taako ka mid ah dhul Soomaaliyeed ay qaadato Itoobiya.

"Dhulka Soomaaliyeed hees iyo hanjabaad lagu ma qaadan karo, ciddii soo haweysatana waxaa ka soo horreeya dhiig iyo xinjirro lagu difaacayo dhu lka" ayuu yiri Raysal wasaare Xamse.

Xamse Cabdi Barre ayaa ugu baaqay dowla dda Itoobiya iney ka leexato dhulka Soomaal iyeed, isl amarkaana hadii ay ka leexan weydo la tusi doono waxay ku leexato.

”Itoobiya taako ka mid ah dhulka Soomaaliya ma imaan karto haddii ay imaatana iyadoo Meyd xam baarsan ayay ka baxaysaa” ayuu yiri Raysql wasaare Xamse Cabdi Barre.

Hadalkaan ayuu Shalay ka jeediyay Raysal Was aaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mun aasabad lagu xusayay sanad guuradii 25-aad ee kasoo wareegatay aasaaska daladda waxbarasha da FPENS oo Shalay lagu qabtay Muqdisho.

Mas’uuliyiin musuq-maasuq loo haysto oo

Maxkamadda Racfaanka G/Banaadir la horgee yey

Eedaysanayaasha loo haysto musuq-maa suqa ee la horgeeyay ayaa waxay iskugu jiraan saraakiil kala tirsan Wasaaradda Maaliy adda iyo Bankiga Dhexe, una fadhiyey Garoo nka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Saraakiishan ayaa waxa hore xukuno kala duw an ugu soo riday maxkamadda gobolka Banaadir, balse waxaa ka horyimid go’aank aasi xafii ska Xeer ilaalinta oo ka qaatay rafcaan.

Xeer Ilaalinta ayaa markaas ku qancin xukun adda maxkamadda ka gaartay masuuliy iinta dowla deed ee uu horay xafiiska ugu soo eedeeyay xato oyo dadweyne, taasi oo keentay in la isla aado Max kamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa horey xuk unno kala duwan ku ridday illaa 11 sarkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwa asi oo muddooyinkii u dambeeyay maxk amadeyntooda ay ka socotay magaalada Muqdisho.

Raggaas oo isugu jiray agaasimeyaal, madax waaxeedyo iyo shaqaale ayaa ka kala tirsanaa was aaradda maaliyadda, wasaarada shaqada, bangiga dhexe iyo hay’adda socdaalka.

Guddoomiye Saalax Dabaan ayaa xilligaasi ku dhowaaqay xukunka lagu ridday raggan, ayada oo qaarkood lagu waayay dambiga lagu soo eedeeyay.

Mas’uuliyiinta dib loogu celiyay xoriyadooda ayaa waxaa kamid ahaa Cabdullaahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar oo labaduba ah agaasimeyaashii hore ee wasaaradda shaqada.

W/Arrimaha Guddaha oo shirguddoomiyey shirka Guddi Howleedka Farsamo Ee Xiriirka Arrimaha Xasilinta

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fede raa lka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Md. Axmed Macallim Fiqi ayaa Shalay guddoomi yay kulanka ugu horreeyay ee Guddi Howleed ka Farsamo Ee Xiriirka Arri maha Xasilinta.

Md. Axmed Macallim Fiqi , Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo khudbad kooban kajeed iyay Kulankan ay u dhammaayeen waaxyaha warb aahineed ee Wasaaradaha XFS iyo hey’ adaha dowladda ee ka shaqeeya Arrimaha Xasill inta ayaa waxaa uu adkeeyey ahmiyadda ay Dowladda Soom aaliya u leedahay mideynta farriimaha warbaahine ed ee Xasillinta iyo in sidoo kale ay xafiisyada warb aahineed ee dowla dda yeeshaan ajendeyaal midey san oo qaran. Kulanka inta uu socday waxaa ay kaqeyb agala yaashu isla garteen ujeedka iyo howlaha guddiga iyo arrimmo kale.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diy aar u tahay dagaal ay la gasho Itoobiya

La-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin ayaa sheegay in ay Soomaaliya diyaar u tahay dagaal ay la gasho Ito obiya si looga hortago heshiiska Somalil and iyo Ethi opia ee dhinaca badda, sida uu ku sheegay wareysi uu siiyay wargeyska The Guardia.

La taliyaha amniga qaranka ayaa yiri: "Waxaan raadineynaa dhamm aan fursadaha diblomaasiyade ed, w axaana filayaa in Itoobiya ay soo noqon doonto maskaxdeeda, laakiin waxaan diyaar u nahay dagaal haddii Abiy Ahmed uu rabo dagaal.”

1-dii Jannaayo, Itoobiya waxay la saxeexatay Somaliland heshiis is-afgarad ah oo u ogolaanaya dhismaha deked xeebeed iyo saldhig milatari oo ay ka dhisanayso badda Saylac oo katirsan dhulka jamhuuriyadda Soomaaliya.

Talaabadan ayaa ka cadhaysiisay dawladda So omaaliya oo sheegtay in Somaliland ay ka tirsan ta hay dhulkeeda, isla markaana dowladdu waxay ku dhawaaqday in heshiiskaasi uu xadgudub ku yahay qaranimada iyo dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhamma adka bishaan Kampala uga qeyb galaya shir madaxeed ka IGAD oo looga hadlidoono xiisad aha cusub ee Soomaaliya iyo Ethiopia. IGAD ayaa isku dayaysa inay xal u raadiso khilaafka labada waddan.

Talaabada Addis Ababa ee dhinaca badda ayaa ku soo beegantay iyadoo ay socoto dhism aha biyo xidheenka Grand Renaissance Dam ee Itoobiya, taasoo ka cadhaysiisay Masar & Suudaan, oo shee gay inay hoos u dhigayaan helitaanka biyaha Nilka.

Madaxweynaha Puntland oo dib u dhigay soo magacaabista Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/la ahi Dani ayaa la sheegay inuu dib u dhigtay dhism aha Golaha Wasiirada Maamu lka Puntland si uu fuliyo qorshayaal ka horeeya.

Sidiid dani waxaa u qorsheysan in uu marka hore xaliyo khilaafaadya dii dhanka siyaasada ka dhashay gaar ahaan siyaasiyiinta isaga ku kacsan oo uu rabo inuu la heshiiyo kadina uu Wasiirada soo magacabi doono.

Warar kale oo ku dhaw dhaw Saciid Dani ayaa sheegaya inuu Xaflada Caleema saarka kadib uu booqan doono dalal dibada ah halka asoo warar kala duwan ay ka soo baxaya an,wararka qaar ayaa sheegaya inuu dalxiis iyo nasasho u tagayo halka warar kalana shee gayan inuu xiriirka dibada arimo ku saabsan uu u tagayo dalal uu dan ka leeyahay.

Talaabooyinka xalka uga baahan waxaa ugu mu hiimsan inuu xaliyo Taliska Ciidamada Kumaan do oska Puntland oo gabi ahaanba xaaraan ku tilmaa may dib u soo doorashada Madaxweyne Saciid Danni.

Ciyaartoyda K/ Galbeed oo isaga tagay Muqdi sho iyo Maamuka K/galbeed oo ka hadlay

Kooxda Kubadda Cagta Koonfur-galbeed ayaa b ugu laabtay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gob olka Baay kaddib markii ay ka caroodeen sidii loo m aareeyay amnigooda, xili ay ka soo laabteen ciyaar ay la dheeleen Kooxda Kubadda Cagta ee Gal mudug maalintii Jimc aha.


Wasiirka Dhalinyara da iyo Ciyaaraha Koo nfur Galbeed Salmaan Cali oo la hadlay Risaala ay aa faah faahin ka bixiyay sababaha ay tartanka uga baxeen iyo dib ugu laabashadooda Magaalada Baydhabo.

Musharax Cirro oo si adag kaga hor-yimid Wariyaha la sheegay in Maxkamad Ciidan la hor geynayo

Musharaxa jagada Madaxweynaha e Gudoomiy aha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Mu sharaxa xilka Madaxwey naha ee Maamulka Somal iland C/Raxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ay aa si adag kaga hor-yimid una cambaareeyay Wariy aha la sheegay in Maxkamad Ciidan la hor geynayo

"Waxa aan si xoogan u camba araynayaa tallaabada qayrul-das tuuriga ah ee suxufiyiinta iyo mu waadin kasta oo kale oo rayid ah ba lagu saarayo Maxkamadaha millatariga”ayuu yiri Musharax Cirro

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mr.Cirro wuxuu ku baaqay in si degdeg ah xoriyadiisa loogu celiyo Gudoomiyaha MM TV.

"Dulmigu weligii taariikhda ma shaqayn, imink ana weligii shaqayn maayo, waxaanan shacbiga reer Somaliland ku boorinayaa inay si xoogan u feejignaadaan oo ay ilaashadaan dastuurkooda, isla markaana ugu midoobaan sidii ay xuquuqdooda dastuuriga ah u difaacan lahaayeen” ayuu mar kale yiri C/raxmaan Cirro

Ciidamada Israa’iil oo Ol’ole kale oo balaar an ka fuliyay Daanta Galbeed

Wiil dhalinyaro ah ayaa xabad ay rideen ciidam ada Israa’iil haleeshay kahor inta aan la xirin habee nimadii Sabtida Koonfurta Galbeed ee janiin sida laga soo xigtay wakaaladda warrarka ee Falastiiniy iinta.

Barqanimadii Shalay oo Axad ah ciidamada Isra’iill ayaa xoog ku galay magaal ooyin badan oo ka tirsan Ramallah iyo Al-Bireh, waxayna u daateen guryo ay deg an yihiin Falastiini yiin ta, waxaana ay same eye en xarig iyo baarit aanno ballaaran. Hawlgalk an ayaa lagu bartilmaameed saday xaaf addaha Masrac Qarbiya, Caaruura, Bi’ri Sayt, xerada jalisoom, Baytu Riima, iyo waqoo yiga Ram allah.

Wakaaladda Wafa ayaa sheegtay in ciida mada Israa’iil ay xireen Dalal iyo Fatima Al-Caar uuri oo la dhashay Saalax Al-Caruuri oo ahaa ku xigeenkii madaxa xafiiska siyaasadda ee Xam aas, kaas oo labadii bishan lagu dilay caasima dda Lubnaan ee Beyruut.

Garyaqaan Mubaarig "Muuse Biixi dhul uu bix iyo iska-daaye xitaa isbadal kuma sameyn karo”

Garyaqaan Mubaarig Aar oo ka mid ah sharci yaqaanada reer Somaliland ayaa runta u sheegay Muuse Biixi Madaxweynaha Maam ulka Somaliland.

Gar-yaqaanka wuxuu u shee gay Muuse Biixi inuusan sharci u heleyn bixin Hanti Umad aeed meel ay ku qoran tahayna ineysan iirin.

"Iskadaa in aad Dhulka Somaliland qayb ka mid ah bixiso ee xiitaa Isbeddel ayaanad ku Samayn karin” ayuu yiri Garyaqaan Mubaarig Aar.


Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland oo dhi gay mudaharaad ka dhan ah damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya

Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool dalka Switz erland, ayaa dhigay mudaharaad looga soo hor jeedo gardarrada Itoobiya ee damaca badda Soomaaliya.

Jaaliyadda ayaa taage eray mowqifka dowl adda Soomaaliya ay ka qaadatay dhulka Soo maaliyeed ee Itoobiya ay doonayso inay xoog ku qabsato.

Waxay soo dhoweeyeen baaqa madaxwey naha So omaaliya ee ku aaddan in jaaliyadaha Soomaaliy eed ay codkooda ku muujiyaan sida ay ugasoo horjeedaan xadgudubka Itoobiya ku hayso dhulka Soomaaliyeed.

Mudahaaradyaashu waxay farriin adag u direen raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, iya goo sheegay inuu dib usoo noolayn ayo cadaaw addii Soomaaliya iyo Itoobiya ka dhaxayn jirtay.

Dibad baxayaashu waxay wateen boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ay kamid yihiin,” Badda Soomaaliya waxaa leh Soomaali”.

Jaaliyadda Switzerland waxay ugu baaqeen dha mmaan jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha inay sameeyaan iskusoo baxyo loogasoo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya.

Itoobiya ayaa horraantii bishaan heshiis is Afg arad ah la gaartay Somaliland, iyagoo kula heshiiy ay inay deked iyo saldhig milatari ka sameystaaan badda Saylac, taas beddelke edna waxay Itoobiya sheegtay inay aqoonsi caalami ah siinayso Somali land.

Itoobiya ayaa cambaarayn iyo cadaadis caalami ah kala kulantay heshiiskaas, inkastoo ay sheegeen in aanay ka hor istaageen dhaqan galinta heshiis kaas.

Somaliland oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu galay gafwayn oo sharci

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in siyaa siyiinta reer Muqdisho ay dagaal ay kali ku yihiin ay ku hayaan Somaliland iyo Itoobiya, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan).

Wasiirka ayaa si gaar ah Mad axweyne Xasan Sheekh Maxamu ud ugu eedeeyay in uu galay qalad wayn oo sharci isaga oo sheegay in qudbad rasmi ah uu ku sheegay in anay jirin xud uud rasmi ah oo u dhaxaysa Itoobiya iyo Soomaa liya, taasi oo uu sheegay in ay tahay gaf sharci oo wayn.

"Madaxweynaha Soomaaliya maalin dhaw ayd oo uu hadlayay qalad wayn oo sharci ayuu galay, marka meel aad marayso aad garanwaydo hadalku waa kaa tag tagayaa, wuxuu yidhi xuduud anaga iyo Itoobiya noo dhaxaysa oo sharci ahi ma jirto" ayuu yidhi Wasiir Cali Maree xaan.

Wasiirka ayaa sheegay in siyaasiyiinta kasoo je eda magaalada Muqdisho ay Somaliland ku hay aan dagaal aanay Soomaalida kale ku wehelin.

"Ama masaajid ka hadla, ama dad mudah araa daya ka hadla oo, afkiiniina qiimihii ka dhamaa, S omaliland-na eed iyo godob, ayaad u qaadeen had aad siyaasiyiinta reer Xamar tihiin" ayuu yidhi Wasiir Cali Mareexaan.

Dowlada Soomaaliya ayaa aad uga cadhootay heshiiska badda ee dhawaan dhexmaray Soma liland iyo Itoobiya, iyada oo ku tilShalayy xadgudub ay Itoobiya ku samaysay madaxbannaa nida Soom aaliya.

Itoobiya oo sheegtay inay la kulmayso cadaadis ka dhan ah heshiiska ay Somaliland la gashay

Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijiyay in Addis Ababa ay wajaheyso cadaadis caalami ah oo ku wajahan in ay ka noqoto heshiiskii is-afgaradkii ay la gashay Somaliland. Wasiirka arrimaha dibbada ahna ra ysal wasaare ku xigeenka Itoobiya, Demeke Mekon nen ayaa sheegay inkastoo ay wajahayaan cada adisyo caalami ah, haddana wuxuu ku celceliyay in Itoobiya ay sii wadi doonto dhaqan galinta heshiiska ay la gashay Somaliland.

Sidoo kale, Madaxweynaha Itoobiya Sahle-Work Zewde ayaa sidoo kale xaqiijisay in Midowga Yurub, Maraykanka, Ingiriiska, China, Masar, Saudi Arabia iyo dalal kale ay taageereen midni mada dhu leed ee Soom aaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud ayaa dhawaan digniin culus ka soo saaray heshiiskaasi, wuxuuna ku hanjabay inay Soomaal iya ku difaaci doonto baddeeda wax kasta oo ay ku heli karaan.

Waxa uu ku booriyay shacabka Soomaaliyeed in ay u midoobaan sidii ay uga hortagi lahaayeen du ulaanka qaawan ee lagusoo qaaday badda Soom aaliya, waxa uuna uga digay Itoobiya in ay xaalada u sii gudbiso colaado hubeysan.

Somaliland oo Xalay xabsiga dhigtay Was iir ka soo horjeestay heshiiska Badda

Ciidanka Somaliland ayaa Xalay magaalada Har geysa ku xiray Wasiirkii hore ee Beeraha Maamu lkaas Axmed Muumin Seed ka dib markii ay qabteen ciidamo ka tirsan sirdoonka Somaliland.

Laamaha amaaanka Somalila nd kama hadlin xariga Axmed Mu umin Seed iyo sababta keentay hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in loo xiray markii uu ka soo horjeestay is afgaradka la sheegay inuu dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya.

Axmed Muumin Seed ayaa wareysi uu bixiyey ku sheegay inuu si weyn uga soo horjeedo he shiiskaas badda lagu siinayo Itoobiya.

"Waxaan shacabka Lughaya iyo Seylac u shee gayaa inaan idinla dareen nahay, waxaad diidey snaa aan diidanahay garabkina ayaana taagana hay” ayuu yiri Wasiirkii hore ee beeraha.

Waxaa uu sheegay in Itoobiya aysan rabin maa lgashi iyo kiro balse uu damaceedu yahay bad ay q aadato, taasoo uu sheegay ineysan suuragal aheyn.

Tan iyo markii uu soo shaac baxay is afgara dka la sheegay inuu dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya Maamulka Muuse Biixi ayaa xirxi ray dad fara bad an oo iskugu jiray weriyeyaal, siyaasiyiin iyo xubno kale oo ka soo horjeestay heshiiskaas

.Hoggaamiyaal si weyn loo raadsanayo oo tacsi ugu tagay Sheekh Soomaaliyeed

Maalmo kahor magaalada Doha ee caasim adda dalka Khatar waxaa ku geeriyooday ilaah ha u naxa riistee wiil uu dhalay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ku wooda ugu caansan.

Teendhada tacsida wiilka uu dhalay Sheekh Cab dirashiid oo ka dhisan Xaafada Masayla ee maga alada Doha waxaa tagay dad badan oo bulshada magac ku leh ay ugu horee yaan culumaa’udiin, si yaasiyiin, ganacsato iyo dad kale oo meelo kala du an ka kala yimid. Dadka tacsida ugu tagay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi waxaa kamid ah hoggaami yaha garabka siyaasada kooxda Xamaas Ismaaciil Haniyah iyo sidoo kale madaxii hore ee siyaasada kooxdaasi Khaalid Mashcal.

Labadan hoggaamiye ee katirsan Xamaas ayaa si gaar ah ugu tacsiyadeeyay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi, waxa ayna muddo saacad ku dhawaad ah joogeen teendhada tacsida wiilka Sheekha ay ka socotay. "Wuu noo yimid goobta loo fadhido tacs ida, wuu noo tacsiyeyey gaar ahaan Sheekh Cabdir ishiid iyo qoyska oo dhan iyo aniga wuxuu nala joogay saacad ku dhawaad, maqribkii ayuu na la tukaday waaana noo duceeyey” ayuu yiri Cabdi xakiin Sheekh Cabdirashiid. Ismaaciil Haniyah iyo Khaalid Mashcal waxaa si weyn u raadinaya sirdo onka Israa’iil oo wax walbo ku bixinaya dilkooda, haddana waxa ay ku dhiiradeen in ay u tagaan una tacsiyadeeyaan Sheekha Cabdirashiid Caloi Suufi.


Hoggaamiya garabka Siyaasadda Xamaas Isma aciil Haniyah ayaa la sheegay in uu kamid yahay jamaacadda ku tukada masjid uu imaam ka yahay Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi, gaar ahaan xilliga Ramadaan uu aad ugu xiran yahay.

Shil gaari oo Shalay ka dhacay degmada Shab eeley ee duleedka M/Jigjiga

Wararka ka imaanaya DDS ayaa sheegaya in Shalay uu shil gaari oo khatartiisu badnayd uu ka dhacay degmada Shabeeley oo katirsan gobolka Faaf an ee Dowlad degaanka Soomaalida.

Shilkan ayaa dhacay ka dib markii ay isku dhaceen 2 gaadhi oo midna uu ahaa Iskarogo dhagaxa qaada ama Sinotruck iyo bas wa day dad rakaab ah, kaas oo keenay dhimashada ilaa 11 qof iyo dhaawaca oo ilaa 12 gaadhaya sida ilo ku dhow goobta uu shilku ka dhacay u sheegeen HOL.Meydadkii iyo dhaawiciiba waxaa loo qaaday dhinaca magaalada Jigjiga halkaa oo lageeyay Isb itaalka weyn ee Sheikh Hassan Yabare Referal Ho spital, waxayna wararku sheegayaan inay wakhti xa adirkan ay isbitaalk aas soo buux dhaafiyeen Ehel ada dadkii shilk aas ku dhintay iyo kuwii dhaawucu soo gaaray.

Gawaadhida waawayn gaar ahaan noocan Iskar ogoda ah ayaa badanaa shilalkeedu bad an yihiin, iyadoo degaanka Soomaalida looga yaqaano Qay Shibir oo ah Argagaxisadii casa yd, badanaa waxay ku socdaan xawaare sare waxaana lagu eedeeyaa darawalada gawaa dhidan inay yihiin kuwo aan sidii la rabay u wadin gawaadhidan.

Shacabka ku dhaqan degaanka Soomaa lida ayaa badanaa ka cawda gawaadhida noo can ah oo shilalkoodu badan yihiin, waxayna dowladda ku eedeeyaan inaysan dabagal badan ku hayn gawaadhidan.

Dagaalka Qasa oo galay maalintisii boqollaad

Shalay oo Axad ah ayaa boqol maalmood laga joogaa markii uu bilowday dagaalka Qasa, waxaana Falastiiniyiintu ay isku dayayaan in ay dib ugu laabtaan guryahoodii ay ku qasbanaadeen in ay ka baxaan tan iyo markii uu bilowday dagaalka, gaar ahaan waqooyiga iyo bartamaha marinka Qasa, iyagoo tixraacaya hadalladii u dambeeyay ee Isra a’iil ee ku saabs anaa suurtagalnimada in Falastiin iiinta Dib loogu celiyo deegaann adooda iyo dhimis ta hawl gallada milatari ee waqooyiga marinka Qasa.

Kalkaaliye caafimaad oo hawlgab ah oo la yira ahdo Nabiil Tawfiq ayaa go’aansaday in uu dib uga laabto isaga iyo qoyskiisuba gurigooda oo qayb ahaan la burburiyay oo ku yaala xaafadda Al-Rabat ee degmada Beyti Laahiya ee waqooyiga Marinka Qasa, kaddib markii ciida mada Israa’iil ay isaga baxeen agagaarka xaafaddooda.

Tawfiiq oo u warramayay barnaamijka Qasa Today ee BBC-da ka baxa ayaa sheegay in isaga iyo qoyskiisuba ay ku noolaayeen guri ku yaalla xaafadda Rabat in ka badan soddon sano, iyagoo ah qoys kor u dhaafaya 40 qof kuwaas oo ku noolaa hal guri. waxaa lagu qasbay in ay ka qaxaan bilo wgii dagaalka, isagoo oo ku nuuxnuuxsaday in mar kii ay soo noqdeen ay arkeen guriga oo gebi ahaa ntiiba burburay."Waxaan ku soo laabanay guriga oo waxaan aragnay in uu burburay, mana lahan biyo, koronto, iyo wax kasta oo noloshu u baahan tahay. Waxaan raadinaynaa qol aynu dagno, waxaynu isku dayi doonnaa inaynu hagaajinno si aynu nolosheen na u sii wadano, laakiin waxaan u baahannahay biyo,&gaas ayuu yiriTowfiiq.”

Xigasho:-BBC SOMALI


Dalkii ugu horreeyay oo ku gacan sayray shirka IGAD ay ku baaqday ee xiisadda badda

Dowladda Sudan ee ay ciidamadu maamula an ayaa diiday casuumaad la xiriirta in ay ka qeyb-ga laan shir madaxeedka dalalka IGAD oo ka dhacaya dalka Uganda.

Shirkaan ayaa waxaa dhaw aan iclaamiyay madaxweynaha dalka Jabuuti oo ah Guddo omi yaha Urur Goboleedka IGAD, is aga oo mar kaas ku baaqay in shir deg-deg ah oo lo oga hadlayo damaca guracan ee Itoobiya iyo jaw aabta ay ka bixisay Soomaaliya.

Shirkaan oo ka dhici doona 18-ka bishaan dalka Udanda ayaa qorshuhu yahay in looga jawaabo ba aqii Soomaaliya ee ahaa in wada mada IGAD kulan ay ka yeeshaan damaca Itoobiya, hase yeeshe do wladda Sudan ee ciidamadu maamulaan ayaa ka qeyb-gali doonin, halka garabka ay is-hayaan ee RSF uu sheegay in uu ka qeyb-gali doono shirkaasi.

IGAD ayaa marar badan isku dayday inay dhex-dhexaadiso Generaalada isku haya Su dan, hase yeeshe waxaa taasi ka caga jiiday dowladda Burhaan.

Shirka loo madlan yahay 18-ka bishaan ay aa imanaya xilli dowladda Soomaaliya ay dibl omaasi yadda uga adkaatay Itoobiya, ayada oo dalalka ugu muhiimsan caalamka uga digeen Itoobiya damac aan guracan ee badda Soomaa liya ay ku doon eyso.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale horey u soo saartay qaraar ay uga hortimid hes hiiskaas, ayada oo madaxweyne Xasan Sheekh uu saxiixay sharci Baarlamaani ah oo burinaya is-afgar adka Itoobiya iyo Soma liland.

Si kastaba, Dowladda Jabuuti ayaa u muuqata inay door fir-fircoon ka qaadaneyso sidii loo dejin lahaa xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo xubno muhiima ka ah ururkaan IGAD.

Xisbullah oo dhimasho & dhaawac u ge ysatay ku dhowaad 10 reer Israa’iil ah

Laba qof ayaa ku dhintay kadib markii gantaal lidka taangiyada lagu riday tuulada Yuval ee waqooyiga Israa’iil kaasoo ka yimid Lubnaan .

Haweeney 76 jir ah ayaa la sheegay in ay dhima tay ka dib markii ay dhakhaatiirtu ku guuldareyste en inay badbaadiyaan, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan xarunta caafim aadka ee Ziv.

Nin kale oo 40 jir ah ayaa la sheegay inuu ku dhintay isla dhacdadan. Warbaahinta Israel ayaa sheegtay in labada qof ee dhintay ay ahaayeen hooyo iyo wiil. Xizbullah ayaa sheegatay weerarkan, waana dhacdadii ugu dambeysay ee dhowr weerar oo ka dhacday xuduudka waqooyi ee Israel, kadib weer aradii Xamaas ee 7-dii Octobar.

Waxay timid dhacdadan ka dib markii Ciidam ada Difaaca Israa’iil ay sheegeen in shan ka mid ah askartooda la dhaawa cay ,taasoo ka dambeysay markii rag hubeysan oo xilli habeen ah ka soo Beeraha Shebaa ee xadka ku yaalla ay rasaas ku fureen

Sarkaal ka tirsan IDF oo la hadlay saxafiyi inta ayaa sheegay in kooxaha weerarka soo qaaday ay ku hubeysnaayeen gantaalada lidka taangiyada, bambaanooyinka gacanta laga tuuro iyo qoryaha daran dooriga u dhaca.

Israa’iil waxay sheegtay in afar ka mid ah raggii weerarka soo qaaday la toogtay.

Taleefoonkaaga Gacanta ayaa kaa caqli badan noloshaadana bedelaya !(Ogow Xaqiiqda)

Waxa ay Ugu magacdar een kuwa hindisay Smart Ph one (Taleefoonka Caaqilka ah) ,waxa ay ay ogaayeen wax yaabaha uu ka xallin do ono kuwa isticmaalaya iyada oo aysan jirin Qaa nuun inna ilaalinaya . Daraasad aan aqriyay dhow aan oo ay soo saartay Jaamacadda Texas waxa ay muujinaysaa in Taleefoonka Caaqilka ah uu yahay waxa ugu dhow qofka, kaa oo aan laga weyn boorsadiisa,Jeebkiisa ama Xafiiskiisa shaq ada ,taa oo la ogaaday in uu saameeyn Taban ku yeeshay shaqada qofka .

Taleefoonada Caaqilka ah ayaa lagu ogaaday Daraasaddan in dadka ay ka mashquuliyaan shaq ooyinkooda maalin laha ah oo sidii loogu tala galay aysan u gudan ,waxaa ka sii daran in warka aan wa naagsan eeyn uu yahay in Maskaxda dadka isticm aalaa uu ka dhigay mid faaruq ah ,haddii isticmaa lkiisa la’sii joogteeyana qofka uu ka dhigi doono doqon aan waxba garan..!!!

Muddo waxaan isweydiinayay Tiknoloojiyadda nolosheenna ma’sahashay mise waa ay adkeeysay…?

Waxaan ku ogaaday aqrinteeyda dhowr maqaal oo ay takhaatiirta cilmu-nafsigu ku sheegeen in Tikn oloojiyadda ay wax badan innaga xallisay ,haddana isla waqtigaasi waxaa dhab ah in caqli yaraan aan ka dhax alnay maadaama nolosheenna si xada dha af ah ugu xirnay .

Tusaale ahaan markii aan safreeno tiknolooj iyad da waxa ay noo go’aamineey saa,Hote elka aan degeeyno, Maqaayadda aan ka cunte eneeyno iyo Shirkadda Duulimaad ee aan dooraneeyno in aan ku safarno.

Khatarta weeyn ee nolosheenna ku gadaaman ayaa ah isbadalka xawliga ah ee ka jira Tiknolojiya da,barigii hore wey sah lanayd in la’kala saaro jiilka Lixdamaad kii,Toddob aatameeyadii ama Siddeeta meeyadii laakin tan iyo billowgii sagaashameeyada waxaa sanad walba ama ka yar soo ifbaxayay jiil cusub .

Dadka labaatan sano ka hor noalaa Shalay wa xaa lagu tiriyaa kuwa gabowga uu cusleeyay ,marka loo eego hindisaha iyo horumarka Tiknoloo jiyad da,maxaa yeelay 20 sano ka hor majirin Baro-bu lsho oo dadku ay ku xiriiraan.

Khatarta Tiknoloojiyadda nagu heeyso waxaa marqaati ka ah in sinnaba aadan uga maarmin Sm art Phone-kaaga .

Tusaale Taleefoonkaaga ayaad uga tagtay guri ga adiga oo shaqo u socda wax yar ka dib ayaad soo xasuusatay ,waxaan hubaa in deg deg aad guriga ugu soo laabatay oo aadan ka kaaftoomin maalintaasi Jaceylka aad u qabto smart Phone-ka uu ka badan yahay kan ay isu qabeen " Romeo and Juliet” ama (QEYS & LEEYLA)

Sababta ugu weeyn ee aan Tiknoloojiyadda sid aasi nolosheenna ugu xirnay ayaa ah in ay qabsa tay,Maskaxdeenna iyo Caqliyadeenna .waxaana marqaati ka ah in Numbarada taleefoonada saaxiia bdaa ,adeerkaa,eedd adaa ama abtigfaa aad kor ka sheegi kartay muddo kooban ka hor laakin maata ay kugu adagtahay taas oo keentay ku tiirsanaan shaha Smarta Phone oo noo meeriyo wax walba.

Daraasad dhowaan la sameeyay ayaa muujinee ysa in Smarta Phone-ka uu saame eyn aan wanaa gsaneeyn ku yeeshay xasuusta iyo caqliga dadka isticmaala ,taa oo ka dhigan in aan ku dul socono miino oyin aasan oo waqti walba innagu qarxi kara digniin la’aan..!!! Dhinac walba oo nolosheenna ah Shalay waxa ay ku xiran tahay Tiknoloojiyadda casriga ah ,mu shkiladdana waxa ay tahay in aana an haysan wax innoo badalo.waxaana jira dhibaato yin ka dhasha oo saameeyn aan wanaagsaneeyn ku yeesha nolosheena . Tusaane Computarada sha qo ee Garoonka labaad ee ugu mashquulka badan Caalamka ee Heathrow Air Port ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa ku yimid cillad,taa waxaa ka dhashay in laba maalmo od ka badan hakad uu ku yimaado dhaq dhaqaaqii duulimaad boqolaal qof oo safar ahaa .

      Ma’doonayo in wax walba oo qalad ah oo innaga dhaco aan dusha uga tuuro mas’uuliyaddooda tiknol oojiyadda,sidoo kale ma’doonayo in aan u muuqdo qof dagaal kula jira horumarka Tiknoloojiyad da .waxaan qirayaa in sababteeda aan horumar dhin acyo badan ah ku gaarnay,waxaana diraya rajo iyo dhiiri galin ah in Shalay halka aan joogno meel ka wanaagsan aan ku soconno . Sidaasi daraadeed waxaan idin leeyahay "duqommo ma’wada tihiin

Shee kadan waxaa Middle East Journal ku qortay , Jocelyne Elia oo ah suxufiyad reer Lubnaan ah .

W/T Aweys Xasan Maxamed

Nin Soomaali ah oo qeyb ka ahaa dagaalka u dhaxeeya Ruushka iyo Ukraine oo la qabtay

Ciidamada dowladda Ruushka iyo kuwa Ukraine ayaa dagaal xooggan oo u dhaxeeya waxa uu wali ka socdaa qeybo kamid ah dalka Ukraine, dagaalka oo waqtigiisu dheeraaday ayaana dhaliyay khasa aro badan oo labada dhinac soo kala gaaray.

Warbaahinta dalka Ukraine ayaa baahiyay in ciidamada dalkooda nolosha ku qabteen koox calooshood u shaqeest ayaal ajaaniib ah oo dagaalka ku wehlinayay ciidamada Ruushka ee duu llaanka ku qaaday dalka Ukraine.

Ciidamada Ukraine ragga caloohood u shaqee stayaasha ah ay qabteen ayaa la sheegay in uu ku jiro nin Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Ma xamed Adiila, ninkan ayaana qeyb ka ahaa koox dagaalka garab ku siineysay ciidamada Ruushka.

Warbaahinta Ukraine ayaana sheegtay in ninkan Soomaaliga ah iyo koox kale oo ajaaniib ah lagu qabtay dagaalka ka dhacay magaalada Maryinka ee gobolka Donetsk, waxa ayna sheegeen in ajaanii tan Ruushka lacag siiyeen sidaasna ay kusoo dagaal galeen.

Ninkan Soomaaliga ah ee lagu qabtay dagaalka Ukraine ayaa la sheegay in uu qeyb ka ahaa guu tada saddexaad ee ciidamada Ruushka u dagaalla maya, waxa uuna ninkan watay baasaboorka Soom aaliga ah.

Muwaadinkan Soomaaliyeed iyo ragga kale ee lala qabtay qaarkood ayaa la sheegay in aysan lah eyn wax khibrad dhinaca dagaalka ah, waxaana la tilmaamay in dhawwaan ku biireen ciidamada Ruu shka dgaalka ku caawinaya ,kaddib dhaqaale la siiyay.

Ninkan Soomaaliga ah ayaan la ogeyn in isagu doortay in ciidamada Ruushka dagaalka UKraine gacan ku siiyo iyo in kale, waxaana horey usoo bax ayay in Ruushka xoog ku askareeyay ajaaniib So omaali ku jirto oo dalkiisa ku sugnaa.

Mareykanka oo kordhiyay Duqeymaha uu ku wado Xuutiyiinta Yemen

Taliska dhexe ee Maraykanka ayaa sheegay in duqaymaha lagu fuliyay xarumaha raadaarada ee Xuutiyiinta uusan ahayn bartilmaameed cusub, wax ay ku tilmaameen duqaymahaan kuwa daba socday weeraradii hore.

Kol sii horeysay ayaa mad axweynaha Maraykanka Don ald Trump, wuxuu ka digay ha dii Xuutiyiintu ay sii wadaan wu xuu ugu yeeray "Dhaqan caro abuuraya”, in ay ku qasbanaan doonaan in ay jawaab bixin doonaan.

Madaxweyne Biden ayaa ku tilmaamay weerar adaan kuwa guul ku soo idlaaday.



SIDA MUUQAAL DUUBAHAN UU U MAREEYAY IN AY IS FAHMAAN GORILLA HA KA DIB DAGAAL ADAG

GORILLAHA IYO MUUQAAL DUUBAHA

,BBC/OFF THE FENCE/MILES BLAYDEN-RYALL

Qoraalka sawirka, Go rillaha iyo muuqaal duubaha Markii nin muuqaal duube ah la gu war geliyay in uu soo duubo habka gor illaha loogu soo bandhigo bini'aadamka ku sugan ka ymaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, waxaa arrintaasi ka biyo diiday gorillaha noociisa labka ah.

Inkasta oo ay argagax ku noqotay, Vianet Djen guet, haddana waxa uu ogaaday in xayawaankan oo miisaankiisu uu yahay ku dhawaad 254 kg uusan wax dhibaato ah isaga u geysan doonin.

Qof kasta oo doonaya inuu helo kalsoonidiisa, waa inuu ixtiraam u muujiyaa.

Waxaa ii muuqatay hanjabaad u dhiganta, "halk an waa gurigeenna ee dib uga noqo, waxaan ku qa sbanaaday in aan is dejiyo oo aan hadalka qaato" ayuu yiri, muuqaal duube Mr Djenguet.

Markii dambe xayawaanku waxa uu kor u soo qaaday lugtiisa isaga oo saaray Djenguet.

"Waxaan dareemay xoogga iyo awooddiisa ," ayuu yiri "Si degdeg ah ayaan cagahayga uga sa aray oo gebi ahaanba waan baxay."

Djenguet waxaa lagu casumay in uu la kulmo Mpungwe oo ah ninka fududeeya soo booqashada gorillahan.

Habka oo loo yaqaan caadada la qabsiga xay awaannada, waxay qaadan kartaa inta u dhaxaysa labo ilaa toban sano waxayna ku lug leedahay la so coshada guud ahaan kaynta oo ah ilaa 6,000 kiiloo mitir oo laba jibaaran.

Xilligii halista

Mpungwe iyo qoyskiisu waxay ku dhex nool yihiin kaymaha gorillah jamhuuriyadda dimuqra adiga ah ee Congo, hadafkooduna waa in laga baaqso dabar go’. Dalxiisayaashu waxay awoodaan inay booqd aan qoyska, iyagoo bixinaya lacag si ay uga caawi yaan ilaalinta gorillaha iyo deegaan kaba.

Mpungwe waxa uu ku soo koray qoys caadey stay la dhaqanka gorillaha, balse 1996-dii waxa uu noqday agoon. Qoyskiisu waxay ku dhinteen dagaal ladii sokeeye ee dalkaasi ka dhacay.

Wixii kala qabsaday muuqaal duubaha iyo gorill aha Qoraalka sawirka,

Wixii kala qabsaday muuqaal duubaha iyo gorillaha

Keligiis ayuu keynta dhex wareegayay, ayuu yiri madaxa hagaha beerta, Papa Lam bert Mongane. Muddo kadib, wuxuu la kulmay qoysas kale oo duurjoog ah, ilaa uu ugu dambeyntii sameeyay qoyska uu Shalay haysto.

Laakiin Mpungwe, oo hadda 35 jir ah, wu xuu diy aar u yahay inuu sameeyo wax kasta si uu u hubi yo badbaadada kooxdiisa gorilleya asha ah ee gaaraya 23-ka.

Vianet Djenguet ayaa lagu martiqaaday in uu duubo habka caadooyinka ee gorillaha muddo sadd ex bilood ah si dukumeenti ay leedahay BBC-da looga sameeyo.

Waxa uu ku qasbanaaday in uu ku dhex luge eyo kaynta maalin kasta, isaga oo wata kamarad 50kg ah.

Waxay "maskax ahaan sawiraan wajigaaga si ay u xasuustaan sax ahaanshaha qofka aad tahay."

Si loo tuso gorillaha inuu doonayo inuu kasbado kalsoonidooda, Mr Djenguet wuxuu sharxayaa inuu ku qasbanaaday inuu u dhaqmo sida ilaaliyeyaasha oo kale, isagoo ku dayanaya dhaqdhaqaaqyadooda iyo u fiirs ashada habka ay u isticmaaleen gacmaho oda. Gorillaha dheddigga ah waxay u daryee laan carruurta si la mid ah sida hooyada bani'aadamka ah, ayuu yiri Mr Djenguet. Gorillah

Qoraalka sawirka, Gorillah

Waxa uu arkay ilmo yar oo gorilla ah oo xanaa qsan, halka hooyadii ay hubinaysay in ilmahee da uu caadi yahay, si la mid ah sida ay dadku sameeyaan. Gorillaha dheddig ayaa afartii ilaa lixdii sanaba mar umusha, ayuu yiri Mr Djenguet.

Dagaallo isdaba joog ah oo socday intii u dha xaysay 1996-kii iyo 2003-dii ayaa si xun u saam eeyay nolosha gorillaha ee dalkaas.

Muddadaas xasillooni darrada siyaasad eed, gor ille badan ayaa la dilay oo loo cunay sidii hilibka xoo laha caadiga ah.

Kaliya 170 ayaa hartay Intaa waxaa dheer in ay weli jirto khatar ku wajahan gorillaha.

Dagaallada ka hor, beerta qaranku waxay lahayd 630 gorille, laakin waxaa lagu qiyaasay in 170 kali ya ay soo hareen, kuwaas oo loo qaybiyay 13 qoys.

Nolosha Gorillaha waxaa sidoo kale saame eyay xaalufinta bini'aadamka, ayuu yiri Papa John Kahekwa, oo ah aasaasaha hay'adda Pole Pole Foundation, oo ah urur bulsho oo ka shaqeeya ilaalinta xayawaanka.

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo waxay lumisay 490,000 hektar oo kaymo roobaad ah sanadkii 2020-kii, sida ay sheegtay Global Forest Watch.

Markii uu daba socday qoyska Mpungwe, muuq aal duube, Djenguet waxa uu sheegay in uu daree mayo in joogitaanka bini'aadamka ay mararka qaark ood ka dhigayso xayawaanka mid walaacsan.

Waxa uu sheegay haddii ay jirto lacag ku filan ilaalinta, gorillaha aysan jiri lahayn dad badan oo soo arka.

Dagaallada sokeeye

Sida laga soo xigtay Ka hekwa, marka bulshoo yinka maxalliga ahi ay dakhli helaan, waxay ka ilaaliyaan dadka kale inay waxye ello u geysta an gorillaha iyo deegaankoo daba.

Laga soo bilaabo bartamihii 1980-meeyadii ilaa horraantii 1990-meeyadii, 7,000 oo dalxiisayaal ah ayaa sanadkii booqan jiray beerta qaranka, ayuu yiri Kahekwa.

Tan iyo dagaalladii sokeeye, qiyaastii 150 ayaa yimaada bishii.

Xaalada amni ee inta badan bariga DRC, oo ah halka ugu badan ee gorilluhu ku nool yihiin, ayaa weli ah mid aan degganayn.

Markii Djenguet uu dhammeeyay saddexdii bil ood ee uu duubayay gorillayaasha isagoo si tartiib tartiib ah ula qabsanayay maalin kasta , waxa uu sheegay in uu dareemayay in Mpungwe iyo qoyskiisu ay "ku tilmaameen” isaga, nin cashar bad an qaatay."Waxay ugu dambeyn ii oggolaadeen ina an u soo galo," ayuu yiri.

Maalintii ugu dambeysay ee duubista muuqaalka, Mpungwe ayaa istaagay oo xabadka kaga gacanta dhuftay Djenguet, isagoo aad moodo inuu macsalaameeyay. XIGASHO:-BBC

MAXAY TAHAY MAGAALADA QADIIMIGA AH EE LAGA DHEX HELAY KAYMAHA UGU CAANSAN ADDUUNKA?

.XIGASHADA SAWIRKA,STEPHEN ROSTAIN

Magaalo aad u weyn oo qa diimi ah ayaa laga helay ka ymaha caanka ah ee Am azon, taas oo ay dhirta cagaa ran ee kayntaasi ay qarinay een muddo kumannaan sano ah.

Helitaanka magaaladan ayaa wax ka bedde laysa waxa aan ka naqaano taariikhda dadka ku nool ama ku noolaan jirey Kaymaha Amazon.

Dhismayaasha iyo barxadaha ku yaal agagaa arka Upano ee bariga Ecuador waxa ay ahaayeen kuwo ay isku xidhi jireen waddooyin iyo godad la yaab leh. Goobta ay dhacdo magaaladan ayaa uu haleelay folkaano abuuray in ay lahaato carro qani ah oo deegaanka u fiican, dabcanna ay suuragal tahay in folkaanahaaasi yahay kii meesha ka saaray dadkii ku noolaan jirey.

.XIGASHADA SAWIRKA,STEPHEN ROSTAIN

In kasta oo aan ogaannay magaalooyinka ku yaal buuraha sare ee Koonfurta Ameerika, sida Machu Picchu ee Peru, in dadka ku nooolaan jirey ay ah aan jireen reer guura iyo degsiimooyin yaryar kuw aas oo muddo kooban joogayey goobahan ka tirsan Amazon.

"Magaaladani way ka da'weyn tahay goob kasta oo kale oo aan ku naqaannay Amazon. Waxa aan ay arrintani qasbaysaa in aan beddelno fikradde enna ku saabsan waxa dhaqanka iyo ilbaxnimada ah" ayuu yidhi Prof Stephen Rostain, agaasimaha baadhitaanka ee Xarunta Cilmi-baadhista Sayniska ee Faransiiska, oo hoggaaminaysay cilmi-baadhis tan cusub.

"Waxa ay bedelaysaa habka aan u aragno dha qamada dadka kaymaha ku nool. Dadka intooda ba dan waxay sawirtaan kooxo yaryar, oo malaha qaa qaawan, oo ku nool dhul bannaan iyo goobo cidlo ah - tani se waxay muujinaysaa in dadkii hore ay ah aayeen bulshooyin adag oo isku xidhan kuna nool magaalooyin la yaqaan," ayuu ku tilmaamay Anto ine Dorison, oo la baahiyey daraasaddaan agaasi nka machadka Faransiiska.

Magaaladan waxaa la dhisay 2,500 oo sano ka hor, dadkuna waxay ku noolaayeen ilaa 1,000 sano, sida ay sheegeen khubarada dabagasha waxyaala ha qadiimiga ah.

Way adag tahay in si sax ah loo qiyaaso inta qof ee ku noolaa hal mar, laakiin saynis yahannadu waxay yidhaahdaan waa hubaal in 10,000 ugu yaraan ay ku noolaayeen haddii aysan gaadhayn ama ka badnayn 100,000

Cilmi-baadhayaasha qadiimiga ah ayaa isku dar ay qodista dhulka iyo sahan ay ku sam eeyeen dhul dhan 300 oo kilo mitir laba jibaa ran ah (116 mile la ba jibaaran) iyaga oo istic maalaya dareemay aasha laser-ka oo lagu duulinayo drones-ka iswada si ay u soo saaraan hadhaagii magaaladaas ee ku hoos jirta dhirta iyo keymaha cufan ee Amazon.

Cilmi-baadhayaashu waxay markii ugu horre ysay heleen caddaymaha ku gedaaman magaalad an sannadihii 1970-nadii, laakiin daraasaddan ayaa ah markii ugu horreysay ee sahan dhammaystiran lagu sameeyo, ka dib 25 sano oo cilmi-baadhis ah.

Daraasaddan ayaa daaha ka qaadaysaa in bulshadani ahayd bulsho kakan oo u muuqata inay xataa ka weyn tahay bulshooyinka Mayan ee caan ka ah ee Mexico iyo badhtamaha Ameerika.

Amazon

"Bal qiyaas inaad heshay ilbaxnimo kale sida Maya, laakiin leh qaab dhismeedyo ka duwan, hadday qaab isticmaalkooda dhulka, dhooba da ay ka sama ysan jireen guryaha iyo waxya alaha kale ee la hal maala" ayuu yidhii José Iriarte, oo ah macallin cilm iga taariikaha qadiimiga ah ka dhiga Jaamaca dda Exeter, oo aan iyadu ku lug lahayn cilmi-baa dhistan.

Natiijooyinka qaar ayaa "gaar u ah" Koonfurta Ameerika, sida uu ku sharraxay, isaga oo tilmaa maya in qaabka ay magaala daasi u jirtey uu yahay qaab u gaar ah qaaraddaas.

Bulshooyinka ku noolaa waxa ay ahaayeen ku wo si cad u habaysan oo isku tiirsan sida muuqat ana isku xidhnaantoodu ay sarraysay, ayuu yidhi, isaga oo iftiimiyay waddooyinka dhaadheer ee habka godanka ah u samaysan ee u dhexeeya deegaamadaas.

Dhanka kale, marka laga tago inta kooban ee cilmibaadhistani ogaatay wax aad u badan lagama garanayo dadkii ku noolaa iyo sida ay bulshooyink oodu hab dhaqan XIGASHO:-BBC



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip