Duqa Muqdisho ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhibaatada soo gaartay qaar ka mid ah Cayaartoyda Xulka Koonfur Galbeed, taasi oo uu ku tilmaamay in ay tahay mid ka baxsan Anshaxa Cayaaraha, asigoona xusay in wixii hada ka danbeeya aan la aqbali doonin in uu dhaco fal nuucaan oo kale ah, laamaha amniga ay u diyaarsan yihiin sugida Amniga Cayaartoyda iyo muwaadiniinta ka qeybgalaya Cayaaraha.
 
Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Mudane Cali Shiino iyo mas’uuliyiin ka kala tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
 
—DHAMMAAD—
May be an image of 11 people, table and daisMay be an image of 4 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, beard, people smiling and glassesMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and text that says May be an image of 3 people and text that says May be an image of 3 people, beard and people studyingMay be an image of 7 people and people playing footballMay be an image of 6 people and people playing footballMay be an image of 3 people and suitMay be an image of 8 people, people playing football and text that says May be an image of 19 people, dais and textMay be an image of 8 people, people playing basketball and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 9 people