
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WAGEYSAKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA JANNAAYO 2024-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh”Dalka 2 Cadow ayuu lee yahay,waana Al-Shabaab & Itoobiya.”
Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa Khudbadii Jimcaha uu jeediyay ku sheegay in Khawaarijta dadka Soomaaliye ed dagaalka kula jiraan iyo dowla da Itoobiya ay yahiin laba cadow oo du ulaan ku ah madaxbanaa nida, go bnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowlad iyo sha caba diyaar loo yahay difaaca sharafka iyo dho wri sta qarani mada Soomaaliya,
Dhanka kale Madaxweynaha JFS Dr. Xassan Sheekh Maxamuud ayaa baaq u diray dhamaan qur bajoogta Soomaaliyeed waxaa uuna ka codsa day in dowladooda ay ka taageer aan Cadawga oo ay ka mid tahay Itoobiya " Markey Soomaaliya Qa tar gasho adinkaa bad-baadin jiray, Shalay waa ma alintiiini waa maalintii la’idin baxsan jiray”
Madaxweyne Xasan Sheekh ” Cadow waa labo ,waana Shabaab iyo Itoobiya,waan awoodnaa dow ladd iyo shacab Shababkana waan iska celina yna duulaanka dibaddana waan iska celinayna intaba waan isaga fila nahay”.
Madaxweynaha ayaa intaas ku daray hadalkiisa in aysan gacmaha ka laaban doonin haddii lagu soo xadgu dbo qaranimada Soomaaliya.
Halkaan hoose linkiga ka daawo muuqaalka khu dbadda madaxweyn aha oo dhameystiran.
Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha dowladda soo saartay
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska re’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii xukuumada feder aalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha dowladda waxay soo saartay xeer ra’iisul wasaare Lr 148 xeer kaas oo ah qiimeynta howl-gudashada shaqaalaha dowladda.
Qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha XFS halkaan hoose ka akhriso.
Cabdiqaasim Salaad Xasan” Somali land waa gobol ka mid ah Soomaal iya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia "
Madaxweynihii hore ee Soomaal iya Mudane Ca bdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaran ka ayaa sheegay in Somaliland ay tahay gob ol ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka ee Sooma aliya.
"Soomaaliland heshiis lama gali karo dal sida Ethiopia ah,tallaabadaasi ay qaadeenna waa waxba kama jiraan”ayuu yiri Cabdiqaasim Salaad Xasan.
Madaxwenihii hore ayaa ku tlma amay heshiiskaasi mid aan socon eyn oo loo qaaday waddo qaldan ,mana jirto ayuu yiri cid qaadaneysa damaca Itoobiya ee badda Sooa maaliya.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan waxa uu u mahad celiyay dowladaha ka hadlay damaca Itoobiya iyo sida ay u garab taagan yihiin midnimada iyo mada xbannaanida Soomaaliya.
Soomaalida oo farriintii ugu cusleyd u direy Muuse Biixi iyo Abiy, wacad-na ku maray…
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho oo Shalay dhigay banaa nbixii ugu weynaa ayaa farriin cad u diray madaxweynaha Somaliland iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo dhaw aan heshiis muran dhaliyay ku gaaray Addis Ababa.
Qaar kamid ah dadweynaha ka hadlay dibad-bax aan ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan damaca gurrac an ee Itoobiya ee ku aadan badda Soomaaliyeed.
Dadweynahan ayaa si toos ah farriin ugu diray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo ah labada nin ee saxiixay heshii skaasi.
"Muuse Biixiyow dhulka Soomaaliya hakaa bad-baado, ammaan hakaa helo cimrigaaga wuu dham maaday waa dhimaneysaa, waxaana usoo ban aan baxnay waa dhaca aad ku hayso dhulka Soomaal iyeed” ayuu yiri mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee Soomaaliyeed.
Sidoo kale oday kale oo ka hadlay goobta ayaa wacad ku maray in aysan gorgortan ka geli doonin badda Sooma aliya, ayna shacabka difaaci doona an madax banaanida dalka.
"Baddeenna gorgortan kama galey no damaca iimaan darrada ah ee Itoob iya aan kasoo horjeed naa” ayuu yiri oday dhaqameed kale oo khudbad ka jeediyay dibad-baxa.
Mucaaradka Somaliland oo dalab culus kasoo saaray heshiiska BADDA ee Addis Ababa
Haboon oo kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee doorka kulahaa dibadbixii weynaa ee Shalay ay aa iyaduna toos ula hadashay Abiy Axmed, wax ayna sheegtay inay ugu tegayaan dalkiisa, haddii uusan ka laaban go’aankiisa ku aadan badda Soom aaliyeed.
"Qof walba oo Shalay halkan taagan waxay u joo gtaa inay kuugu imaato Itoobiya, ma kuugu sugeyno Saylac, Soomaaliya hanoolaato” ayay iyaduna tiri Haboon oo kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee Shalay ka qayb-galay dibadbaxa ka dhacay Mu qdisho. Dibad-baxan ayaa noqonayaa kii labaad oo ka dhaca Muqdisho, looga na soo horjeedo dam aca Ito obiya ee ku aadan badda Saylac ee ay u saxii xday Somaliland.
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn uga caroo tay heshiiska Muuse Biixi Cabdi iyo Abiy Axmed, ka as oo Itoobiya loogu saxiixay 20 KM oo kamid ah badda Soomaaliyeed.
R/w/e ku xig eenka XFS ” Heshiis ku she ega Itoobiya iyo Muu se Biixi waa mid halis ku ah dalkeena & Qaranimadeena
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Md.Saal ax Ax med Jaamac ayaa sheegay in Heshiis ku sheega Itoobiya iyo Muuse Biixi uu yahay mid halis ku ah dalkeena iyo Qaranimade ena. R/wasaare ku xigeenka XFS ayaa xusay in uusan suurtagal aheyn damaca boobka ah ee Itoobiya,kaas oo uu ku tilm aamay in uu salka ku hayo Ictiraaf ku aadan Kala goynta Dalka soomaa liya iyo qaadashada bad Soomaal iyeed.
R/Wasaaraha ayaa qiray in Dowla dda Soomaali ya ay ku guuleysa tay dadaalkeeda dhanka dibol omaasiyad da caalamka iyo kicinta bulshada gud aha,sidaa daraadeed,waxa uu ku baa qay in dadka Soomaaliyeed ay u istaagaan doorka kaga aadan difaaca dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaal adda gobolka kala hadlay Ergeyga midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soom aliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mad axtooya dda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowyga Yurub Marwo Annette Weber.
Madaxweynaha iyo Egeyga Mi dow ga Yurub ayaa ka wada had lay xaalad da gobolka iyo doorka Midowga Yurub ee dowlad-dhiska iyo horumarka Soom aaliya, iyagoo si gaar ah uga arrinsa day dagaalka ka dhanka ah argagixisa iyo tayeynta ciidamada.
Egeyga Midwoga Yurub ee Soom aaliya Marwo Annette Weber waxay adkeysay mowqifkii Midowga Yurub ee ilaalinta xasiloonida iyo degenaansh aha Geeska Afrika, iyadoo xustay muh iimadda ay siin ayaan in la dhowro mad axbanaanida, gobonimada iyo midni mada JFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mah adceliyey tageerada Mid owga Yurub ay u muuj iyeen qaranim ada iyo madaxbaaninda Soomaaliya, isagoo soo bandhigay dadaalka ay ku bixinayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed difaaca dhulkooda, baddooda iyo gobanimadooda
Madaxweyne Geelle oo ku baaqay looga hadlo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha xilligan ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in mad axda ururkaasi ay iskugu yima adaan shir aan caadi ahayn oo lagu qabto dalka Uganda 18-ka bishan Janaayo.
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ari rmaha Dibedda ee Jabuuti ayaa lagu sheegtay in shir kaasi looga wada hadli doono xiisadda u dhax aysa Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo weliba colaadda Suudaan.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Gelle ayaa shee gay in kadib markii uu wadatashi sameeyey uu ma daxweyn aha Uganda Yoweri Musvaeni aqbalay inuu shrikaasi martigeliyo.
Wasaarradda Arrimaha Dibedda ee Jabuuti ay aa ka codsadatay Xoghaynta IGAD inay samayso wad atashiyada lagama maarmaanka ah sidii ay waddamada xubnaha ka ah uga soo qaybgeli laha ayeen shirkaasi muddada iyo goobta la cayi may. Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadee dka kasoo baxay Wasaarradda Arrima ha Dibedda ee Jabuuti oo ku qoran Luqada Inglish-ka.
Shaqaale ka tirsan QM oo lagu dilay weerar hoobiyaal ah oo ka dhacay Muqdisho
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaar eeyay weerar kooxda Al-shabaab ay u adeegsatay hoobiyaal khasaare gey stay oo Habeen hore ay ku qaaday xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.
Weerarka hoobiyaasha ah ayaa la xaqiijiyay inu ku dhintay mid ka mid ah ilaalada Qar amada Midoobay, kaasoo ku sugnaa dhismaha Xafiiska Qaramada Midoobay oo ku yaala agagaarka garoonka Aadan Cadde, sida la gu sheegay Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Qaramada Mido obay ee Soomaaliya.
"Ciidanka Ilaalada Qaramada Mido obay waxa ay door muhiim ah ka ciya araan xaqiijinta ammaa nka iyo nabad-galyada shaqaalaha Qaramada Mid oobay ee ka shaqeynaya taageer ada nabadda iyo dowlad-dhisika Soomaal iya. Waxaan cambaareyne ynaa falkan rabshadda ah, waxaana dareen keena uu la jiraa qoyska iyo saaxiibada dhib banaha inta la gu jiro waqtigan adag" ayay tiri Ergeyga Gaarka ah ee Xogha yaha Guud ee Qaramada Midoobay u q aabilsan Soomaaliya Catriona Laing.
Warka kasoo baxay Xafiiska Qar amada Midoo bay ayaa sidoo kale lagu sheegay in weerarka uu g aystay waxy eelo kale oo soo gaartay kaabayaa sha Qaramada Midoobay.
Kooxda Al-shabaab ee ka dagaa lanta gudaha Soomaaliya ayaa sheeg atay masuuliyada weerar kaan hoobiy aasha loo adeegsaday, mana ahan ma rkii ugu horeysay oo ay kooxdu wee rar noocaan oo kale ah ay ku qaado xerada Xalane ee magaalada Muqd isho.
Qaramada Midoobay waxay sheegtay iney ka go'an tahay in shacabka iyo dowladda Soomaaliye ed ka taageerto dadaalada lagu dhisayo nabada iyo xasilloonida Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya oo ka mahad celisay taag eerada iyo garab istaaga Shiinaha
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxam uud ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soo maaliya Safiirka dowladda Shiinaha u jooga Soomaali ya Fei Shengc hao.
Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soo maaliya ayaa ugu horeyn mada xweyne Xasan Sheekh la wadaagay taageera da dowladda Shiinaha ee la xariirta madax banaanida dhuleed iyo midni mada Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa dhankiisa ka mahadceliyay mowqifka adag ee dow lada Shiinaha ay ku garab istaageen dowladda Soo maaliya, isagoona muujiyay muhiimada ay u leed ahay ilaalinta sharuucda caa lamiga ah, xasilloonida iyo degenaan shaha Geeska Afrika oo udub dhex aad u ah nabadda Caalamka.
Safiir dowladda Shiinaha Fei Shengchao ayaa s idoo kale sheegay in dowladda iyo Shacabka Shiin aha ay u aqoonsan yihiin Somaliland iney tahay qeyb ka mid ah dhulka Jamhu uriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay adkeynayso ilaalinta axd iga Qaramada Midoobay.
Kulankaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo dow ladda Shiinaha ay ku biirtay saacado ka hor dalalka taageerada iyo garab istaaga u muujinaya dowla dda Soomaaliya, kadib markii dowladda Itoobiya ay kusoo xadgudubtay madax banaanida dhuleed ee Soomaaliya.
Xil wareejin ka dhacday madaxtoo yada PUNTLAND
Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa Shalay ka dhacday munaasabad ay xilalka u gu kala wareegayeen madaxweyne ku xigeenkii ho re ee maamulka Puntland iyo midka cusub ee dho waan loo doortay xilkaasi. Xil-wareejinta ayaa waxaa ay ka dhacday qasriga madaxtooyada, aya da oo labada ku xigeen uu xilalka u kala wareejiyay madaxweyne Saciid Deni oo mar kale dib loo doortay.
Axmed Karaash oo ah ninka la beddalay oo khudbad ka jeediyay munaasaba dda ayaa sheegay inuu soo dhow eynayo isbeddalka dhacay, uuna la shaqeynayo madaxa la doortay.
Sidoo kale madaxweyne ku xige enka cusub ee Puntland Ily aas Lug atoor oo isna madasha ka hadlay ayaa u mahadceliyay ku xigeenkii hore, isaga oo sheegay inuu shaqada halke eda kasii wadi doono, isla markaana uu la shaqeyn doono madaxweyne Saciid Deni.
La wareegitaanka xilka madaxwey ne ku xigee nka ayaa ka dhigan inuu dhaqan galay isbeddalkii ka dhacay madaxtooyada oo ku koobnaa mada xweyne ku xigeenka, maadaama mada xweynihii mar l2aad dib loo soo doo rtay kadib doorasho 8 bishan ka dhacday Garowe.
Saciid Deni ayaa noqday madaxw eynihii ugu ho rreeyay ee dib loogu doortay maamulka Puntland, tan iyo markii la aas-aasay maamulkaasi oo 25 sano jirsaday.
Dhacadadan doorashada ayaa me esha ka saartay isbeddalkii la filay ay inuu ka dhaco maa mulka Puntland oo ay si weyn isku hayeen dowlad da fed eraalka Soomaaliya.
Deni iyo ku-xigeenkiisa cusub ayaa waxaa hor yaalla howlo adag oo ay ugu horreynta mad-mad woga kala dhexe eya dowladda dhexe iyo inuu Puntland gaarsiiyo qof iyo cod.
Puntland ayaa maalmihii dambe ku jirtay xaalad adag oo ka dhalatay mur anka hareeyay doora shada soo dham maatay, kadib markii ay isku dha ceen Deni iyo mucaaradka.
Masuuliyiin katirsan DFS oo ka qeyb galay mudah ara ad loogasoo horjee day heshii skii Itoobiya & Somaliland
Masuuliyiinta katirsan dowladda So omaaliya ayaa Shalay oo Khamiis ah kala qeyb galay kuma nnaan dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka gob olka Banaadir, kuwaasi oo dhigay diba dbax ay kaga soo horjeedaan damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya.
Dibad-baxayaashu waxay socod ku mareen wad dooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho, la ga soo bilaa bo km4ilaa Daljirka-dahsoon, iyadoo mas ’uuliyiinta heer federaal iyo maa mulka gobolka Ban aadir ay ka jeediy een khudbado ka dhan ah hesh iiskii Somaliland iyo dowladda Itoobiya
Qeybaha kala gedisan ee shacabka ayaa watay boorar ay ku muujinayeen in aan marnaba la aqbali karin xad-gud ub lagu soo sameeyo dhulka Sooma aliya, isla markaana ugu baaqay Dow ladda Itoobiya in ay ka fiirsato talaab ooyinka qaldan oo ay qaa deyso.
"Baddeena iib ma ahan, Itoobiya waa inay joojis aa gardarada ay ku ha yso dhulkeena iyo badde ena, Sooma aliya waxaa leh Soom aaliya” ayay ku qeylinayeen dibadbaxaya asha iyagoo watay boorar ay ku qoran yihiin ereyo Soomaali, English iyo Carabi.
Khudbado kala duwan oo ay masu uliyiintu jeed iyeen waxay si isku mid ah uga horyim aadeen he shiiska Somalil and iyo Itoobiya, kaas oo ay ku tilm aa meen mid xad gudub ku ah qaranim ada Soo maaliya. Masuuliyiintu waxay sheegeen, Soo m aaliya inay diyaar u tahay inay dhul keeda iyo badd eeda ka difaacato dam aca gurracan ee Itoobiya
Madaxweyne Saciid Dani oo xaqiijiyay inay Faderaalka ku casuumeen xaflada caleema saarkiisa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shalay Madaxtoo yada ku qaabilay xubno ka socday bulshada qeybah eeda kala duwan sida Siyaa siyiin, Qurbo joo g iyo dhalintarada deega an ka qaarkood.
Kulankaan ayaa daba sc da kulamo uu maa lmihii ugu danbeeyay madaxweynuhu ka waday mada xtooyada kuwaasoo u muuqda da baal degiiisa guusha uu ka gaaray doorashadii 8-dii Janaayo 2024 taasoo uu ku xaqiijiyay inuu markii labaad oo isku xigta madaxweyne ka noqday Puntland.
Dorraad wuxuu la kulmay Golalaha wakiilada Puntland sida Gudoomiyaha,ku xigeenkiisa isagoo uga mahadceliyay fursada ay mar kale siiyeen.
Khudbad uu ka jeediyay qaabilaadiisa Shalay ayuu ku iclaamiyay in xaflada caleema saarka ay noqon doonto 23-ka bishaan kaasoo dad badan lagu casuumi doono.
Dadka siyaasada Soomaaliya taxliilaya ayaa tan iyo markii dib loo doortay Saciid Dani waxay shaki geliyeen xirirka Puntland iyo Faderalka balse khu dbadiisa Shalay wuxuu ku xaqiijiyay Saciid Dani in uu ku casuumayo Faderaalka xafladiisa Caleema saarka taasoo muujineysa ineysan jirin sida loo buun buuniyo.
"waxaan nagala soo qeybgeli doona Maa mul Goboleedyada,faderaalka iyo saaxiibada caalam ka,waxaan ku muujin doonaa mqaamka puntland leedahay”ayuu yiri Madaxweyne Saciid Dani
Kooxda Galmudug oo Shalay ka adkaatay Kooxda Koonfur Galbeed
Kooxda Galmudug ayaa Shalay 3-0 waxay uga adkaatay Kooxda Koonfur Galbeed kulan ka tirsanaa Maamul Goboleedyada kaasoo ka dhacay Garoonka Stadium Muqdisho.
Qeybta koowaad waxay ku soo dhamaatay 2-0 oo ay koo xda Galmudug ku hogaamineys ay balse qeyta danbe uma su urtagalin koox da Koonfur galb eed inay soo laab asho sameey aan taas badalke eda Galmudug ayaa quusisay oo gool sedexaad ka dhalisay waxayna ku soo dhamaatay 3-0.
Ciyaartoyda Galmudug ayaa hogaanka ku qab teen 7 dhibic 4 kulan ay ciyaareen balse Bana adir oo 6 leh ayaa kulan u harsan yahay ay la ciya ari doonan Kooxda Jubaland.
Guud ahaan kooxahaa waxaa hari doona kooxdii ugu dhibca yaraata marka koox kasta ciyaarto 4 kulan insha Allaah,ilaa iyo hada wax aa xaqiijiyay inay soo gudbeen Banaadir iyo Galmudug
Mareykanka iyo UK oo weerrar cirka ah ku qaaday Xuutiyiinta Yemen
Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa fuli yay duqeymo xaga cirka ah oo ka dhan ah kooxda xuutiyiinta ee fadhigo odu yahay dalka Yemen.
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ay aa sheegay in weerarka asi ay soo agaasimeen Wa shington iyo xul afadiisa si buu yiri loo soo celiyo xasi loonida badda cas.
Goobo ay fariisimo ku leeyihiin xuutiyiinta ayaa la weeraray, waxaana jira khasaaro kala duwan oo ka dh ashay werarka, iyada oo weli kooxda Xuuti yiinta aysan weli ka hadlin.
Mareykanka ayaa horay liiska waxa loogu yero Argagaxisada ku dar ay Kooxda Xuutiyiinta ee ka daga alanta dalka Yemen, kuwaas oo la she egay inay taageereyso dowladda Iiraan.
K/Galbeed oo Habeen hore shaacisay in ay isaga baxeen tartanka ka socda Muqdisho
Waxaa gabaldhicii Shalay weerar dhagxa an loo adeegsaday lagu qaaday gaari bas ah oo ay la socdeen ciyaartoyda maamul ka Koo nfur Galbeed ku matelaya tartanka ka socda Muqdisho, xilli ay la soo ciyaareen dhigo oda Galmudug oo ay guul dar ro kala soo kulm een.
Wasiirka Ciyaar aha dowlad gobol eedka Koonfur Galb eed oo Habeen hore warbaahinta shir jaraa’id u qabtay ayaa shaaciyay in ay isaga baxeen tartanka dowlad goboleedyada iyo go bolka Banaadir ee ka socda Stadio Muqdisho.
Waxa uu sheegay wasiirka in laamaha amma anka gobolka Banaadir iyo wasaaradda dhallinyar ada iyo ciyaaraha ku fashilmeen ilaal inta bad-qab ka ciyaartoyda mataleysa xulalka tartankan ka qey b galaya gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed.
Wasiirka ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday ciyaartoyda Koonfur Galbeed ku dhaa wacmeen ilaa lix ciyaartoy, waxa uuna sheeg ay in labo kamid ah ciyaartoyda ay ku dhaceen dhaawacyo culus.
Weerarkan lagu qaaday ciyaartoyda Ko onfur Galbeed ayuu sheegay wasiirka in uu yahay kii lab aad oo ay la kulmaan, isagoona tilmaamay in sidan oo kale loo weeraray ciyaartoyda Koonfur Galbeed sannadkii ugu dambeeyay uu tartankii ka dhacay Muqdisho.
Ciyaartoyda Koonfur Galbeed oo Shalay laga badiyay kulankii ay la ciyaareen Galmud ug ayaa waxaa ku harsan hal ciyaar oo ay la leeyihiin Hirsha belle, waxaana ciyaartaasi ku xiran tahay rajadooda iyagoona Samifinal usoo bixi kara haddii ay badiyaan.
Taliyaha Booliiska oo ka hadlay Weerarkii Ciyaartoyda K/Galbeed ammarna siiyay ciidamada
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Habeen hore ka had lay weerarkii kooxo aan la aqoon ku qaadeen baskii ay saarnaayeen ciyaartoyda mataleysay xulka kubadda cagta Koonfur Galbeed.
Taliye Sulub ayaa sheegay in baskii ay saarnaayeen ciyaartoyda Koonfur Galbeed lagu weeraray dha gxaan, waxa uuna sheegay taliyaha in aan la ogeyn ilaa hadda sababta loo weeraray ciyaartoyda loona bur buriyay baskiii ay saa rnaayeen.
Waxa uu sheegay taliyaha in weerarka lagu qaaday ciyaartoyda ay ka dhasheen khasaar ooyin isugu jira dhaawacyo soo gaaray ciy aartoyda iyo sidoo kale bur bur la gaarsiiyay baskii ay saarnaa yeen. Taliyaha ayaana ku amray ciidamada booli is ka in ay bilaabaan baaritaano ku aadan weerarka baska ay saarnaayeen ciyaartouyda Koonfur Galbe ed lagu qaaday, ayna sidoo kale adkeeyaan amniga garoonka iyo dadka tagaya intaba.
Ugu dambeyn taliyaha ciidanka booliiska Sooma aliya ayaa ugu baaqay dadka magaa lada Muqdisho in ay ilaaliyaan sharafta iyo ma gaca caasimadda ayna si wannaagsan usoo dhaweeyaan taageeray asaha iyo ciyaartoyda martida u ah.
Puntland oo ugu baaqday DFS inay hakiso tallaaboo yin ay qaadeyso ( Warsaxaafadeed)
War kasoo baxay Madaxtooyada Dowlad Gobole edka Puntland ayaa waxaa lagu faah faahiyay shir ku dhex
maray magaalada Garoowe mada xda maamulka Puntland, madaxdii hore ee maamulkaas iyo masuuliyiin xilal horay uga soo qabtay dowladda Fedaraalka Soom aaliya oo ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaara hii hore Cumar Cab dirashiid iyo Axmed Cawad Ciise oo soo noqday Wasiirka Arrimaha diba dda Soomaaliya. Shirka oo laga soo saaray laba qodob ayaa kala ahaa in shacabka reer Puntland looga baahan yahay inay ka shaqeyeen midnimada iyo wad ajirka Puntland iyo mid loogu baaqay dowladda Fedaraalka Soomaa liya iney hakiso talaabooyinka masiiriga ah inta la isaga imaanayo si wadajir ah.
"Shirku wuxuu ugu baaqayaa Dowladda Federa alka Soomaaliya in arrimaha masiiriga ah ee Feder aaley nta iyo dhammeystirka Dastuurka Federaalka Soomaaliya laga wada hadlo, lana hakiyo tillaab ooyinka socda inta laysaga imaanayo”ayaa lagi yiri qoraalka lasoo baxay Madaxtooyada Puntland.
Shirkaan ku dhexmaray Magaalada Garoowe ma daxda maamulka Puntla nd, madaxdii hore iyo mas uuliyiinta kale ayaa lagu soo hadal qaadin xiis
Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID iyo maamulka safaadda Soom aalida ee Kenya oo yeshay kulan muhiim ah
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID-da Gaashaanle Dhexe Muxudiin Axmed Cus maan oo booqday xarunta Safaaradda Soom aaliya ee Dalka Kenya ayaa la kulmay maamulka safa araddaasi Danjire Mud, Amb. Jabriil Ibraahim Cabd ulle iyo Diplomaasiyiinta Safaar adda.
Labada dhibac waxa ay ka wadahadleen arrim mo xasaasi ah oo ku saa bsan in ay wadashaqeyn ka yee shaan dhinaca am niga,gaar ahaan la socodka doku miintiyada aasa asiga ah ee ay qaataandadka socot ada ah.
Safiirka iyo Taliyaha Hogaanka Ba arista Damb iyada ee CID-da waxay isla garteen in Xarunta Safaaradda ee Magaalada Nairobi laga Furo xafi iska laga qaato warqadaha Dam bi la’aanta ee ay bixiyaan Hoggaanka Baarista Dembiyada si loola dagaalamo Dadka Dukumii ntiga Been-abuurka u sameeyo Muwaadiininta Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka kenya.
Wiilka Madaxweyne Xasan Sh. oo hor tagay Maxkamad qaadeysa kiis dil ah uu ku lug lahaa
Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud oo ku lug lahaa shilkii gaari ee uu ku dhintay muwaadin Turkish ah ayaa waxa uu Shalay goobjoog ka ahaa dhageysiga gar-maqalka kiiskaasi oo ka furantay maxkamadda M/Istan bul ee dalkaasi.
Gar-maqalka oo si hordhac ah loo dhegey stay ayaa waxa uu Maxamed Xasan ka hadlay qaabkii uu u dhacay shilkii uu ku geeriyooday muwaadinka Turkish-ka, oo lagu magacaabi jirey Yunus Emre Göçer. Shilkaasi ayaa waxa uu dhacay bishii Nove mber 30-dii ee sannadkii hore ee 2023-kii, iyadoo gaari uu watay wiilka Madaxweyne Xasan oo ay lee dahay Qunsulliyada Somalia ee magaalladda Istan bul uu ku dhacay mooto uu watay muwaadinka Turk ish-ka ee Yunus Emre Göçer, kaasi oo 2 isbuuc ka dib u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray shilkaasi.
Dhinaca kale, maxkamadda magaalladda Istan bul waxay si KMG ah dib u dhigtay gar-maqalka kiis kaasi, iyadoo fasaxday Maxamed Xasan Sheekh, ilaa laga gaarayo kulanka soo socda ee maxka madda oo lagu madalsan yahay bishan January 16-da Horey, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan She ekh Maxamuud waxa uu kula taliyey wiilk iisa 40 jirka ee Maxamed inuu dib ugu laabto dalka Turki ga, isla markaana uu goobjoog ka noqdo kiiska shilka ee loo haysto.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu bilowgii bishan tacsida la wadaagay qoyska Muwaadinka Turkish-ka ee ku dhintay shilka uu ku lugta lahaa wiilkiisa curradka ah.W/T Ustaad Nuuradiin Abuukar
Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ay hesh iis qarsoodi ah la gashay Itoobiya
Xukuumada Somaliland ayaa shee gtay in dowla da Soomaaliya ay si qar soodi ah Itoobiya ula gash ay heshiis qarsoodi ah oo dhinaca badda ah.
Wasiirka Arrimaha Guddaha So maliland Maxamed Kaahin Axmed, oo ka jawaabayay diidmada ay do wlada Soomaaliya ka muujisay heshii ska Somalil and iyo Itoobiya, ayaa she egay in Soomaaliyaba ay heshiis la gashay Itoobiya.
"Wasiirka Gaashaandhiga Soomaali ya oo hes hiis lasoo galay dalka Itoob iya, oo ula soo galay in ay iska kaa shanayaan arrimaha badda iyo dhu lk aba, heshiiskan oo qarsoodi ahaa, inaga heshiiska madaxweynuhu ma rkuu madaarka kasoo dagay ayuu dad ka uga waramay" ayuu yidhi Wasiir Kaahin.
Wasiirka ayaa dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay dagaal kula jirto Somaliland iyo in ay been abu ur ka sa maynayso heshiiska labada dhinac, isaga oo sheegay in ay is difaaci doon aan markasta.
Wasiirku waxa uu dowlada Soomaa liya ku eedeeyay in ay Al Shabaab iska kaashanaya an bur burinta Somaliland, iyada oo dowlada federaalku ay sheeg tay in kaniisada Itoobiya ay imanayso Som aliland, taasi oo uu wasiirku ku sifeeyay qorshe la doonayo in dadka lagu kiciyo.
Dowlada Soomaaliya ayaa aad uga soo horjeeds atay isfahamka Somalil and iyo Itoobiya, iyada oo mudaha raado ay dowladu soo abaabushay ay maalintii labaad ka dhaceen gobolka Banaadir.Xigasho:-Hiiraan.Com
Sacuudiga & Shiinaha oo taageeray madaxbann aanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Dawladaha Shiinaha iyo Sucuud iga ayaa sheegay inay taageeryaan madaxbannaanida iyo midnimada dhu leed ee Soomaaliya.
Shiinaha ayaa sheegay inay rajay nayaan in waddamada gobolku ay xall in doonaan arrimaha gobolka iyaga oo u maraya hab dibloma asiyadeed.
Dawladda Sucuudiga ayaa iyaduna sheegtay inay muhiim tahay deggana anshaha gobolka, waxa yna carrabka ku adkaystay sida loogu baahan yah ay in la ilaaliyo mabaadii’da deris wana agga.
Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa bilaab atay 1-dii bishan kadib markii ay is-afgarad kala saxi ideen Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo mas’uul iyiinta Somaliland sheegeen inuu u horseed ayo inay Itoobiya aqoonsato iyadoo taas beddelkeedana Somaliland ay dhul 20km oo bad ah ka kiraynayso Itoobiya.Soomaaliya ayaa kasoo horjee satay is-afga radkaasi oo ay sheegtay inuu xadgudub ku yah ay madaxban naanida iyo midnimadeeda dhuleed, waxayna Soomaaliya u tixgelisa Soma liland qayb ka mid ah Soomaaliya.
Laakiin dhinaca kale Itoobiya iyo Somaliland laba duba waxay difaaceen is-afgaradka. Somaliland wa xay ku sheegtay war saxaafeed ay toddobaa dkan soo saartay in dawladda Soom aaliya ay turjumaad qalad ah ka bixina yso is-afgaradkaasi, Somaliland-na aysan ka mid ahayn Soomaaliya, sida war saxaafadeedkaas lagu sheegay.
Itoobiya waxay dhinaceeda sheegt ay in is-afga
radkaasi uusan cidna dhibaato ku ahayn.
DFS oo billowday dadaallo lagu bad baadi nayo shaqa alihii la socday diy aaradii u gacan gashay Al-Shabaab
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii ay u soo badbaadin lahayd rakaabkii la socday diy aarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Mid oobay oo ay gacanta ku dhigeen kooxda Al-Shabaab.
Wasiirka wafaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa sidaasi u shee gay wakaaladda wararka ee Re uters, inkastoo saraakiisha ciid amada ay sheegeen in ay adag tahay in la gaaro goobta la geeyey shaqaalaha.
Diyaaradan oo ahayd nooca qumaa tiga u kaca ah ayaa ka soo kacday maga alada Beledweyne, waxayna ku degtay meel u dhow deegaanka Gad oon ee gobolka Galgaduud cilad fars amo awgeed, sida lagu sheegay qora al ka soo baxay Qaramada Midoobay.
"Dowladdu waxa ay wadday dada allo lagu sa mata bixinayo shaqaalaha diyaaradda tan iyo Dorr aad markii uu shilku dhacay, dadaalkuna weli waa socdaa," ayuu yiri wasiirka warfaafinta Daud Aweis oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters.
Ma uusan bixin wax faahfaahin ah oo kale. Diya aradda waxaa saarnaa 9 rakaab ah, oo ay ku jiraan shaqaale militari iyo qandaraasle.
Ugu yaraan lix ka mid ah rakaabka ayaa la shee gay in Al-Shabaab ay gacanta ku dhigeen.
Korneyl C/llaahi Ciise oo ku sugan magaalada Cadaado oo qiyaastii 100 -km dhanka waqooyi ka ga beegan dega anka Xiindheere oo ku dhow mee sha diyaaraddu ku degtay ayaa u sheegay wakaa laddaReuters in ciidamada ku sugan deegaanka asi aysan qorshaha ugu jirin inay qaadaan gurmad.
"Ma jirto ciidan u baxay inay soo badbaadiyaan. Ma aaminsani inay bax san doonaan. Deegaanka waxaa gac anta ku haya Al-shabaab in ka badan 10-sano, xitaa dadka halkaas ku nool ayaa ah kuwo taageersan Al-shab aab." ayuu yiri sarkaalku. "
Warbixin kooban oo ay soo saartay Qaramada Midoobay waxay ku she egtay in dadaalo jawaab celin ah ay so cdaan. Waxaana sidoo kale la hak iyay duulimaadyadii hawada aagg aas ku safri lahaa.
ICJ oo bilaabeysa dhageysiga dacw ad ka dhan ah ISRAEL
Shalay oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Ma xkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee loo soo gaabiyo ICJ ay billowdo, dhageysiga dacwad ka dhan ah Isra’il kaas oo ay maxkamadda geysay dowladda South Africa.
Koofur Africa ayaa ku eedey say Isra’il, in ay Gaza ka geys atay danbiyo dagaal oo ka dhan ah Falastiiniyiinta ku nool Gaza isla markaana ay jebisay heshiiskii caalamiga ahaa ee xasuuqa ee sannadki 1948-dii.
South Africa ayaa sidoo kale ugu baaqday garso orayaasha in ay Israa’iil ku amraan, in ay si deg deg ah u joojiso howlgallada millatari ee Gaza. Dham maan eedaha ay South Africa soo jeedisay ayaa waxaa beenisay Isra’iil, iyada oo sheegtay in ay koox qareenno ah oo iyada matalaya ay u dirtay, xarunta Maxkamadda ICJ ee magaalada Hague ee dalka Holland.
Afhayeenka Dowladda Israaiil Eylon Levy ayaa Arbacadi sheegay, in Israa ’iil ay Shalay kasoo hor muuqa doonto Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, si ay isaga difaacdo buu yiri aflaga addo dhiig leh oo uga timid South Africa.
Dacwaddaan oo la filayo in qaadato muddo san nado ah, ayaa qeybteeda hore socon doonta Shalay iyo berri, waxaana lagu furi doonaa dhage ysiga eedaha ay soo jeedisay South Africa.
Brazil iyo Colombiya ayaa goor danbe oo Arba cadi Dorraad ah taageer ay kiiska dacwadda ka dhanka ah Israa’iil.
Faah faahin:- Ciidamada Itoobiya oo 2 qof kud ilay xuduudka Somali land iyo Itoobiya
Wararka naga soo gaaraya tuulada Qoolbulaalle ee dhacda xadka Somaliland iyo Itoobiya ayaa she egay in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan ay tooga sho ku dilay Askari ka tirsan Boo liiska Somaliland iyo qof shacab ah.
Askariga la dilay ayaa lagu maga caabi jiray Maxamed Hargaysa, halka qofka shacabka ah ee la dilay oo ahaa wiil dhallinyaro ahna lagu magacaabi jiray Ismaaciil Xasan Budul.
Askariga iyo qofka shac abka ah ayaa u dhintay toogasho ay sameeyeen cii da mada Itoobiya ee xuduuda, laakiin ilaaa hada la ma oga sababta keentay toogashada, waxaana fal kaasi ka carooday dadka kunool tuulada Qoolbu laalle ee dhacda xadka Somaliland iyo Itoobiya.
Maaha markii ugu horaysay ee ciidamada Ito obiya ee ku sugan xud uuduhu ay dilal u gaystaan dad shacab ah oo reer Somaliland ah, waxa jiray marar kala duwan oo dad shacab ahi ay ku dhin teen toogasho ay samee yeen ciidamada Itoobiya.
Somaliland iyo Saraakiisha Ciidam ada Itoobiya ayaan weli ka hadlin dilka dhacay, sababta keentay, hayeeshee la filayo in saacadaha soo socda ay ka hadlaan Saraakiisha Ciidamada Booli ska Somalil and.ada culus ee ka dhex taagan Soom aaliya iyo Itoobiya ee la xariirta dama ca Itoobiya ku dooneyso iney ku boo bto qeyb ka mid ah dhulka iyo badda Soomaaliya.
Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano cusub
Ciidanka xoogga dalka Soomaali yeed, Dar aawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ee Macawi isleyda ay aa howlgallo ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab weli ka wada degaano kuy aalla koon furta gobolka Mudug, ha lka as oo la sheegay inay ku sugan yihiin Al-Shabaab.
Howlgalka ayaa Ciidamadu ka wadaan dhulka howdka ah Jowle, Caad, Dabagalo, jeex jeexa iyo Dumaayo, halkaas oo la shegay inay Al-Shabaab isku aruursanayeen si ay weeraro u geystaan.
Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee dowla dda, kuwa daraawiishta iyo Ciidamada dega anka ayaa si wadajir ah u sheegay in howlgalla da lagula wareegay degaano dhowr ah, isla markaana how lgallada ay sii socon doonaa ilaa laga saarayo dega annada dowlad Goboleedka Galmudug.
Dhawaan dagaal ka dhacay dega ano u dhow Magaalada Caad ee Gob olka Mudug ayaa dagaal ka dhacay waxaa ku geeriyooday Abaand uulihii guutada 18aad ee ee Kumaandooska Gorgor G/le Cabdi Sheekh Suulnuuge.
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay degmada Garbahaareey & xiisad ka taagan
Ciidamada dowladda Soomalaiya ayaa Shalay weeraray xarunta Mada xtootada degmada Garbah aarrey oo uu daganaa Guddomiyihii dowladda ugu magacaawnaa degmadaas ee Xa san Sheekh Cilmi iyo Ciida madiisa.
Weerarka kaidb waxaa halkaasi ka dhacay dagaal qaatay in ka badan laba Saa cadood, kaas oo la sheegay in uu ka dhashay khas aaro kala duwan oo aan wlei la ogeyn inta uu la egyahay. Ciidamada weeraray Xarunta degm ada Garbahaarrey ayaa waxaa hoggaaminayay Taliy aha saldhiga Gar bahaarrey Aabi, kadib sida la she egay ammar sare oo kasoo baxay dowladda Soom aaliya.Wararka ayaa waxaa ay intaasi kudarayaan in Guddoomiyihii degmada Garbaha areey ee Maa mulka Jubba land uu xilka ka qaaday balse diiday iyo ilaaladiisa ay isku dhiibeen Ciida mada dowla dda ee soo weeraray, isla markaana uu qabo dhaa wac fudud. Goobjoogayaal ayaa Risaala u she egay in dhinaca kale Ciidamo ka soo horjeeda Maamulka Jubbaland ay ku sugan yihiin qeyb kamid ah Xarunta degmada Garbahaareey, taas oo keen tay inay cabsi dareemaan dadka kunool degmada Garbahaareey oo qaarkood billaabay inay baraka caan.
Dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay waxaa xiran oo aan Shaqeyneyn G/diyaaradaha degmada Gar bahaareey sababo la xiriira khilaaf Maa mul oo hal kaasi ka taagan. xigasho:-radiorisaala ,com
Sacuudiga oo shardi cusub ku xiray xiriir uu la yeesho Israel
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Israel ku xirtay in la hirgeliyo hanaanka laba waddan oo jar ah oo ay kala yeeshaan Israa’iil iyo Falastiin iyiinta. Arrintaan oo uu shaaciyay diblomaasi u dha shay Sacuudiga, isaga oo shee gay in dalkiisu uu xiriir caadi ah la samaysan doono Israel haddii ay dhabowdo hannaanka labada waddan.
Safiirka Sacuudiga ee Britain Amiir Khalid bin Bandar ayaa sidoo kale u sheegay Idaacadda BBC 4 in boqorto oyada Sacuudigu ay doonaysay nabad ay la gasho Israel tan iyo hindisaha nabadeed ee Carabta ee 2002-dii balse aysan noqon doonin "mid wax u dhinta shacabka Falastiin”.
Waxa uu sheegay in wax badan doonayeen inay aqbalaan Israel, hase yeeshe aysan la noolaan ka rin Israel iyada oo aan la unkin dowlad reer Falastiin ah, ayuu ku yiri wareysigaasi.
"Dagaalka Gaza ka hor Sacuudiga waxa uu ku dhowaaday in xiriirka la caadiyeeyo Israel, waxaana ku dhaw aanay in la sameeyo dowlad reer Falastiin ah,” ayuu yiri Amii bin Bandar isaga oo carabka ku adkeeyay in midkoodna uusan imaneyn kan kale la’aantiis.
Bartamaha sanadkii tegay ayey aheyd markii Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israel, xilli uu socdo dagaalka u dhex eeya Israel iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas.
Boqortooyada Sacuudiga oo ah halka ay ku yaalaan goobaha ugu bara keysan Islaamka ayaan waligeed aqo onsanin Israel, kumana jirto heshiiskii Abraham ee uu 2020-kii Mareykanka dhex-dhexa adiyey, kaasi oo dalalka Khaliijka ee ay jaarka yihiin ee Baxreyn iyo Imaaraadka Carabta iyo sidoo kale Morocco ay xiriir rasmi ah la sameyst een Israel.
Maamulka madaxweynaha Marey kanka Joe Biden ayaa bilihii la soo dhaafay si weyn ugu dadaalayay in Sacuudiga uu qaado tilaab adaasi oo kale, taasi oo loo arko xilligaan mid aan sahlaneyn.
Si kastaba, Riyadh ayaa tan iyo mark aas kolba soo bandhigaysay shuruud aha ay ku beddelanayso in ay caadiye yso xiriirka Israel.
Nigeria oo qaaday tallaabo deg deg ah kaddib muuqaal carro dhaliyay oo la baahiyay
Baraha bulshada waxaa si weyn loogu baahiyay muuqaal carro badan ka abuuray gu daha dalka Nageria, kaddib mrkii ciidamo katirsan milata riga dalkaasi qof shacab ah kula kac een fal ka baxsan anshaxa ciid anka. Muuqaalka baraha bulshada lagu baahiyay ayaa laga dhax arkayay labo askari oo mid kamid ah dareeska ciidanka xirnaa , kuwaa oo si naxariis darro ah u garaacayay una laadayay qof shacab ah oon shaar xirneyn.
Baraha bulshada ayaana laga arkayay muuqa alka lagu baahiyay ninka la jirdilayay oo qeylinaya kana codsanaya askarta in ay u naxariistaan, balse askarta ayaa dhagaha ka fureestay ninkan kuna sii waday garaacsista.
Muuqaalkan ayaana carro badan ka abuuray gudaha dalka Nageria, waxa ayna dadkii daawaday ka codsadeen ciidanka in tallaabo deg deg ah laga qaado askartii ku kacday falkaasi aadka looga nax ay. War kasoo baxay milatariga Nageria ayaa lag u sheegay in la xiray lana aqoonsaday labada as kari ee ku kacay falka naxariis darada ah, waxa ay na milatariga sheegeen in askartaasi wax u dhim een sgarafta ciidanka lagana qaadi doono tallaan ada ku habboon.
Jir-dilkan ciidanka milatariga Nageria u geesteen qofka shacabka ah ayaa ka dhacay gobolka Rivers ee Nigeria, balse si dhab ah looma oga taariikhda rasniga ah uu falkan dhacay iyo sababta ciidabka falkaasi u geesteen.
SHAKHSIGA SANNADKA EE HIIRAAN ONLINE 2023: ABUUKAR DAAHIR CISMAAN (BAALLE)
Iyada oo aynu ku nool nahay waqti dibloma asiy addu ay u baahan tahay codkarnimo xeeladaysan iyo karti aan la hor ista agi karin, Abuukar Daa hir Osman, Safiirka iyo Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Qa ramada Midoobay, wax aa lagu bartay in aanu ahayn shakhsi daawade ka ah xaaladaha socda, ee uu ku caan baxay falkinta siyaasad farsamaysan. Guulihiisa muuqada ee sanadka 2023, waxaa ka mid ah hagidda iyo dhama ystirka qaadista cunaqab ateynta hubka ee UN tu saartay dalka sannadkii 1992 iyo xaqiijintii deyn-cafintii taariikhiga ahayd, ku waanoo ka dhigaya Abuukar siyaasi kasoo dhex mu uq aday meelaha ugu sarreeya diblomaasi yadda caalamka. Isaga oo u caleemo-saaran, Shakhs iga Sanadka 2023 ee Hiiraan Online, Osman wuxuu ma talaa adkeysiga iyo ifafaalaha qurx oon ee waddan, ka soo kabanaya dambas kii iyo haarihii uu reebay waayihii soo maray ee adkaa.
Heerarka uu Soo-maray
Shaqadiisii ugu horreysey, Abuukar Baalle, waxa uu kasoo bilaabay meelaha ugu hooseeya, isagoo shaqaalle xafiiseed ka noqday Wasaaradda Qorsh aynta Qaranka ee Soomaaliya. Hawlkarnimad iisa iyo kartidiisa ayaa markiiba keentay in la dall acsi iyo, isaga oo noqday Agaasi maha Xarunta Dukume ntiga ee Qaranka Soomaaliyeed. Sannad ah aas uu dowladda u shaqey nayey ee hore ayaa qaabeeyey xirafaddiisa iyo faha mka uu u yaashay siyaasad-dejinta heer qaran iyo saamaynteeda heer calami intaba.
Intii u dhaxaysay 1996 iyo 1998, Abuukar Baalle waxaa uu xeel-dheere dhinaca dukumentiyada ka noqday Xarunta Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Aadanaha ee Tirana, Albania. Xilkan ayaa u iba-furay inuu noqdo shakhsi aad u fahansan arrimaha xuquuqul insaanka iyo diblomaasiyadda caalamiga ah. Waayo-aragnimadiisa uu ka dhaxlay xilkaan, waxa ay ahayd mid muhiim u ah horumarinta iyo fahanka qotada-dheer ee xirfaddiisa, diblamaasi ahaan.
Ku-noqoshadii Adeegga Dadweynaha
Muddooyin badan oo muhiim ahaa ayuu ku sugnaa dalka Mareykanka, halkaas oo uu ka helay waayo-aragnimo badan oo ah dhinacyada shaqooyinka kale ee adeegga bulshada, oo ay kamid aheyd maamule uu ka noqday the Adult Medicaid Unit ee Waaxda Shaqada iyo Adeegyada Qoyska ee Degmada Franklin, ee dalka Marayka nka. Abuukar Baalle wuxuu intaa kaddib ku laabtay Soomaa liya. Kusoo noqoshadii dalka, ayaa bog cusub u noqotay in uu dib ugu laabto siyaasadda, iyadoo sanadkii 2017 loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay.
Dadaalkiisii tacliineed, oo uu shahaadada Mast erka ka qaatay Jaamacadda Illinois State iyo markii dambe oo uu ka qaatay Jaamacadda Franklin, Ohio, ayaa iaasaas adag u dhigtay aqoontiisa diblo maasiyadeed.
Qaadista Cunaqabataynta Hubka: Guul la Taab an Karo
Sannadkii 2023 waxa uu ku suntanaa guushii Abukar Baalle tanoo ah markii Qara mada Mido obey ay qaadday cunaqabateyntii hubka ee Sooma aliya saarneyd tobanaan san no. Tani ma ahayn guul diblamaasiyadeed oo keliya, balse waxay ah eyd muuqaal beddelay aragtidii laga haystey dalka Soomaaliya, oo muddo dheer loo arkayey inuu yahay dhul colaadeed. Cunaqaba-tayntan oo markii hore lagu soo rogay in lagu hakiyo qulqulka hubka ee dhinacyada iska soo horjeeday ka dib dhicistii dowladdii Maxamed Siyaad Barre, waxay astaan markii danbe u noqotay dul-joogteynta caalamiga ah ee lugu xadaynayey Soomaaliya iyo u madax banaanida go’aam adeeda qaran. Abuukar Daahir Cusmaan Baalle ayaa door muhiim ah ka qaatay u ololeynta isbeddelkan, isa goo carrabka ku adke eyay in badan horumarka Soo maaliya ay ka samey neyso dowladnimada iyo maar eynta amniga. Dad aal kiisa diblumaasiyadeed ayaa ahaa mid muhiim u ahaa in beesha caalamka uu ka dhaadhiciyo in qa adista cunaqabateyntu aysan ahayn oo kaliya mid xaq ah balse lagama-maar maan ay u tahay must aqbalka iyo jiritaanka Soo maaliya.
Saamaynta go'aankani ayaa ahaa midawood u siiyey Soomaaliya in ay ku tallaabs ato go’aamo hortebin leh oo ay ka mid ahayd in dowladdu ay dib-u-dhisto awooddeeda ciid an, taasoo lagama maarmaan u ah la-dagaalla nka khataraha nabad-diidka, gaar ahaan Al-Shabaab. Tallaabadan ayaa ah mid la socota Qorshaha kala guurka ee Soomaa liya iyo qaab dhismeedka amniga qaranka, iyada oo yoolku uu yahay in lagu xoojiyo awoodda ciidamada ammaanka qaranka.
Sidoo kale, go'aankan ayaa kusoo beegm aya xilli xasaasi ah oo ay ciidamada Midowga Afrika ee (ATMIS) isu diyaarinayaan ka bixitaankooda qorsh aysan ee Soomaaliya bisha December 2024. Hadd aba, qaadista cunno-qabteynta ma ahan oo keliya astaan faa’iido oo muuqata, balse waa tallaabo la taaban karo oo loo qaaday dhinaca maareynta iyo isku-tashiga amni ee Soomaaliya.
Xaqiijinta Deyn-cafinta $4.5 Bilyan: Soo-noqoshada Madaxbanaani Dhaqaale
Guul kale oo taariikhi ah oo la gaaray intii uu xilka hayay Abuukar Baalle ayaa ah in hay’adaha lacagta adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunku ay $4.5 bilyan oo deyn cafin ah ay u fidiyeen Sooma aliya. Go'aankan muhiimka ah ayaa ka dhashay hirg elinta hab-raaca dib-u-habaynta maaliyadeed oo loo dejiyey Waddamada Danyarta ah ee deymaha badan lagu leeyahay.
Cafinta deymaha ayaa Soomaaliya u horseed eysa isbeddel, iyadoo si weyn hoos ugu dhigtay sanadka 2018 daymaha dibadda looga lahaa ilaa 64% GDP ga waddanka, kana dhigtay wax-ka-yar 6% dhammaadka 2023. Deynta la cafiyay ayaa alb aabada u furaysa Soomaaliya si ay u hesho ilo dha qaale oo muhiim u ah xoojinta dhaqaallaha, dhim ista saboolnimada, iyo kor-u-qaadidda shaqo abu urka.
Wasiirka Maaliyadda Biixi Cige ayaa soo koo baya dareenka Soomaaliya ee ka dhashay guush aas. "Cafinta deynta looma arko kaliya inay tahay guul muhiim ah balse sidoo kale waxaa loo arkaa in Soomaaliya ay cagaheeda isku taagto oo ay sii joog teyso guulaha dib-u-habeynta ah ee lugu tallaabsa day sannadihii lasoo dhaafay”. Guulahan ayaa sidoo kale tilmaamaya kalsoonida beesha caalamka ee ku aaddan in Soomaaliya ay si hufan u maam usho dhaqaalaheeda iyo dowladnim adeeda.
Cafinta deynta ayaa sidoo kale astaan u ah in la qirayo horumarka Soomaaliya ay ku tallaabsatay xilli ay wajahayso caqabado ay ka mid yihiin is-bed delka cimilada iyo dagaallada joogtada ah ee ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah. Tanoo daliil u ah adkaysiga iyo dadaalka ay dawladda Soom aaliya iyo shacabkeedu ugu jiraan hanashada tubta dhaqaalaha iyo xasilloonida dalkooda.
Annaga oo u dabaal-degeyna Abukar Dahir Os man Baalle oo noqday "Shakhsiga Sanadka 2023," keliya kuma bogaadinayno guulaha diblamaasiyad eed ee uu soo hooyey, basle waxaan qirayanaa ara gti-dheeridiisa oo run-ahaantii dib-u-qeexday far shaxanka diblomaa siyadda, annaga oo u aqoons anayna inuu yahay hoggaamiye wax ka beddelay hiigsiga qaranimada, iyo halyeey cutub cusub oo Soomaaliya ah, ku qoray masraxa adduunka
XIGASHO:-HIIRAAN.COM
SOMALIA, MASAR IYO ERITREYA OO SAMEYS AN AYA ISBAHEYSI CUSUB OO KA DHAN AH ITOOBIYA
Dowladaha Masar, Somalia iyo Eritreya ayaa qorsheynaya iney sameystaan isbaheysi cusub oo ka dhan ah Itoobiya kaasoo la filayo in looga dha waaqo magaalada Qaahira sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo ware edyo lagu kalsoon yah ay. Madaxweyne Isaias Afwe rki ayaa s
Halay la gaarsiiyey casuum ad uu ka helay Madax weyne Abdel Fattah El-Sisi ka dib booqasho uu Asmara ku tagay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh H. Shoukry.
Intii lagu guda jiray kulan ka dhacay As mara Ha been hore fiidkii, Madaxweyne Isaias iyo Md.e Sam eh H. Shoukry waxay ka wadaha dleen muhiimadda wadatashiga u dhexeeya Erteriya iyo Masar caqa badaha hadda jira ee gobolka iyo caalamka.
Wafdigan ka socda Masar ayaa sidoo kale casuu maad dhowaan soo gaarsiiyey Madaxw eynaha So malia Xassan Shiikh ka dib booq asho ay ku yima adeen Muqdisho.
Xassan Shiikh ayaa Shalay ka sheegay hadal uu ka jeediyey Villa Somalia in Itoobiya ay si cad ula dagaalami doonaan hadii ay qaa do talaabo ay ku fulineyso heshiiskii ay la ga shay Somaliland ee qe yb looga siinayey badda Somalia.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowla da Somalia ay qorsheyneyso iney xiriirka u jarto Itoob iya, ciidankoodana amar ku siiso iney kaga baxaan dalka muddo aad u kooban, waxaana meelaha ay ka baxaan ciidamada Itoobiya la geyn doonaa ciid amo ka socda dalalka Masar iyo Eritreya.
Labadaas dowladood ayaa la sheegay iney aq baleen iney Somalia keenaan ciidamadii bedeli lah aa kuwa Itoobiya ka dib markii Mad axweyne Xas san Shiikh uu dhowaan booqday Asmara, dhinaca kalena uu wadahadal khadka telefanka kula qaaatay madaxweynw Siisi
Masar iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhexe eyey muddo dheer khilaaf adag oo la xiriira biyo Xireenka laga dhisayo webiga Niil oo Masar ay u aragto inuu hoos u dhigayo saamiga biyaha dalkeeda gaaraya.
Eritreya iyo Itoobiya ayaa iyana mudooyinkan xiriirkooda uu sii xumaayey ka dib markii RW Abiy Ahmed uu falaagada Tigray la galay heshiis nabad eed oo uusan kala tashan Eritreya oo dagaalka ka caawiney say, sidoo kale Eritreya ayaa shaki xoo gan ka muujisay hadalada uu mudooyinkan jeed iyey Abiy Ahmed ee sheegaya inuu xoog iyo xeelad ku doonayo dalkiisa inuu bad helo.
Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa bila aba tay 1-dii bishan kadib markii ay is-afgarad
kala sax iixdeen Itoobiya iyo Somaliland kaa soo mas’uul iyiinta Somaliland
sheegeen
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WAGEYSAKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA JANNAAYO 2024-KA
..