Kulankaan waxaa soo qaban qaabiyay Guddoomiye ku xigeenada Maamulka ee dhanka Siyaasada iyo arimaha Bulshada Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo C/casiis Cismaan Maxamed.

Munaasabadaan dhiiri gelinta ah waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaano, Guddoomiyaha Ururka Haweenka G.Banaadir, Agaasimayaal Guud, Agaasime Waaxedyo iyo marti sharaf kale.

    Masuuliyiinta kala duwan waxay ku booriyeen Cayaartoyda Gobolka Banaadir inay difaacdaan Koobka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada dalka oo ay sanadkii hore hanteen islamarkaana ku dadaalaan sidii ay kulanka galabta guul keeni lahaayeen.
 
Xulka Gobolka Banaadir wuxuu galabta wajahayaa xulka maamulka Hirshabelle waana kulan adag,ciyaartuna waxay ka dhaceysaa garoonka Muqdisho Stadium.

May be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 6 people and people playing footballMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 2 people, beard, people smiling and glassesMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 4 people, dais, newsroom and textMay be an image of 1 person, beard, newsroom and textMay be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 4 people, people playing football and textMay be an image of 3 people, people playing basketball and textMay be an image of 3 people, newsroom and textMay be an image of 3 people and people smiling