HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DA JANNAAYO 2024-KA

0
Wednesday January 03, 2024 - 08:23:13 in Wararka by
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DA JANNAAYO 2024-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan oo si kulul uga hadlay heshii ska Eth iopia, shaaciyay arrimo dhowr ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Shalay khud bad

xasaasi ah ka jeediyay Baarlam aanka ayaa si

kulul uga hadlay heshiiskii Dorraad ay Addis Ababa ku saxiixeen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed. Madaxwe yne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin cid awo od u leh in Soomaaliya cad kamid ah ay bixiso, isagoo waxba kama jiraan ku tilmaa may heshiiska Dorraad lagu gaaray Addis Ababa.

"Cid awood u leh in Soomaaliya cad ka mid ah inay bixiso awoowayaasheena iyo aabaya asheena ayaa diiday anaga inta aan nooleyn ayaan diiday, waxa ka dhacay Addis Ababa 1 Janaayo 2024 sinaba dhaqan gal kuma noqon karo,” ayuu yiri madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo kale waxa uu Abiy Axmed uga digay heshiiska uu la galay madaxweyne Muuse Biixi, "Federaal ha joogo ama maamul gobole ed ha joogo qof taako ka mid ah Soomaaliya idin siin karo ma jiro, ee haku kadsoomina.”

Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Soomaali Soomaali baa leh waana u dhimaneynaa wa ana difaaceynaa.”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sidoo kale soo hadal qaaday aqoonsiga ay sheegtay Som aliland inay ku beddelanayso dhul-badeedka ayaa sheegay in Itoobiya bixin karin aqoonsi caalami ah. "Walaalayaal Itoobiya aqoonsi idin ma heyso aqoonsi idin siinaa haddey tira ahdana aqoonsi jiro ma ahan,” ayuu yiri mad axweyne Xasan Sheekh oo meel adag iska taa gay in Itoobiya ay dhul-badeed ka hesho Soo maaliya.

Si kastaba, Dowladda federaalka Soomaal iya ay ganafka ku dhufatay heshiiska Addis Ababa ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed, ayada oo u yeertay safiirkeeda dalka Itoobiya, islamar ka ana waxba kama jiraan ku tilma amtay he shiiskaasi.

Ra’isul Wasaare Xamse oo shaaciy ay in dalka Difaacayaan baaqna u diray shacabka

R/Wasaaraha XJFS Md. Xamsa Cabdi Ba rre ayaa si adag u sheegay in taako ka mid ah dhulkeena, baddeena iyo hawada dalka aan lagu soo xad gudbi karin.

Md., Xamsa oo ka hadla yay kulan xasaasi ah oo ay Shalay ka yeesheen gola ha Wasiirrada XFS damaca Itoobiya ee ku qaaddan u ha nqal taagga biya ha Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihii difaaca dalka. R/Wasaaraha ayaa shacab ka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is dejiyaan, wuxuuna sheegay inaan lagu soo xad gudbi ka rin geyigeenna, kana go’an tahay difaaca dalk eenna guud ahaan. "Taako kamid ah dhulke enna, badd eenna iyo hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa, "ayuu si adag u sheegay Ra’iisul Wasa are Xamsa.

R/Wasaaraha ayaa sheegay in ay weji kas ta oo sharci ah ku difaac ayaan dalka, iyagoo kaashana shacab ka meel kastoo ay joogaan, wuxuuna ku cel-celiyay in ay awood u leeyihiin difaaca dalka. Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka iyo siyaasiyiinta Soomaaliy eed ugu baaqay in ay meel iska dhi gaan wax kas ta oo ay isku hayaan loo na midoobo difaaca dalka iyo Qarann imadeenna.

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa sheegay in xilligan oo kale aysan ahayn markii waxyaabo dhexdeenna ah lagu mashquuli lahaa, wuxuu na bul shada faray in loo istaago difaaca dalka xukuumadduna ay ka go’an tahay in ay ku hog gaamiso Umaadda Somaliyeed difaaca dalka.

MADAALE oo farriin deg-deg ah u diray shacabka Muqdisho – Maxaa berri dhacaya?

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaad ir, ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa si adag uga hadlay hesh iiska badda ee ay wada gal een Somalil and iyo dowl adda Itoobiya. Madaale ayaa farriin culus u diray shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaq ay in ay ka horjeestaan heshiiskaas, ayna ka dhiidhiyaan sida ugu dhaqsiyaha badan.

"Waxaan halkan farriin uga gudbina yaa sha cabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimada Soomaaliya ee Muqd isho aniga oo ah guddoo miyihii gobo lka Banaadir farriintaan aan gud bin aayo waxa ay tahay inaan ka jawa abno tallaabadii aan ka habooneyn dalka iyo dadka Soomaali yeedba ee Dorraad ay ku dhawaaqe en Muuse Biixi iyo ra’iisul wasaar aha Itoobiya arrink aas oo ah in baddii Soom aaliya uu hes hiis kula galay Itoobiya” ayuu yiri.

Duqa Muqdisho ayaa xusay in heshiiskan uu xadgudub kuyahay Soomaaliya, isaga oo sheegay in Muuse Biixi uu ka faa’iideysanayo muddo xileedkiisa dhammaadka ah.

"Ma’aha arrin u qalma Soomaaliya sida aan la socono Muuse Biixi xilligiisii waa dham maaday waxa ay ahayd inuu doorasho ka sha qeeyo dalka ayuu qaybiyay sida aan la soco no, waatii dagaallo sokeey ay ka dhaceen dee ga anada Somaliland” ayuu hadalkiisa sii raac iyay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo hada lkiisa sii wata ayaa ugu baa qay shacabka Muq disho inay beri ka soo qayb-galaan banaanbax ka dhac aya caasimada oo looga soo horjeedo in Itoobiya ay la wareegto qayb kamid ah bad da Soomaaliya.

Shacabka Muqdisho waxaan ugu baaqayaa inay arrintaas ka dhiidhiy aan, ka falceliyaan ay isu soo baxaan ay ka jawaabaan, ayna qab taanbanaanbax nab adeed”ayuu ku dar ay. Waxaa kale oo uu yiri "Beritu had dii uu ila ah yiraahd o iyo gelinka hore waa innoo ballan ah magaal ada Muqdisho inay isa nuuxsato” .

Xasan Sheekh oo wada-hadal deg deg ah la yeeshay Sisi kadib xadgud ubkii Itoobiya

Villa Somalia ayaa qoraal ka soo saartay wadahadal taleefoon oo dhex-maray madax wey nayaasha Sooma aliya iyo Masar, iya goo ka wadahadlay arrimaha ka soo cusboo naa day gobolka. "Madaxweyne Xasan Sheekh Ma xa muud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Md. Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xa aladda gobolka iyo danaha ay wadajirka u wad aagaan Labada shacab ee walaalaha ah,” ay aa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooy ada.



Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabd ifitaax Al-siisi ayaa ku balamay inay ad keeyaan iska ashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Masar, iyadoo loo midoobayo caqabadaha gobolka. "Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga taa riikhiga ah ee Soomaaliya iyo Jamhuur iyadda Masar, iyagoo xusay muhiimad da ay leedahay in la mideeyo dadaa llada lagu wajahayo caqabadaha wad ajirka ah ee gobolka,” ayaa qoraalka lagu yiri.

Xog ay Caasimada Online ka hesh ay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya wadahadalka lab ada Madaxweyne diiradda lagu saaray dama ca Itoobiya ee doonista badda Soomaaliya.

Dowladda Masar ayaa hadda u muuqata inay heshay garabka Sooma aliya, maadaama ay labada dal noqd een isku cadow, kaas oo ah dowladda Itoobiya.

Masar iyo Itoobiya ayaa isku haya biyo xir eenka wabiga Nile, waxayna marar badan ku sigteen inay xaaladoodu gaarto gacan ka hadal.

Dowladda Soomaaliya hadda kam hor dhe xdhexaad ka aheed khilaafka Masar iyo Itoo biya, waxaana hadda qarxay khilaaf culus oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo Masar iyo Soomaaliya ku khasbeysa inay iska ashadaan.

Guddiga Doorashada guddoonka Golaha Wakiillada Puntland oo la magacaabay

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Wakiil ada cusub ee maamulka Punt land mudane Xasan Cabdalla Xasan ayaa Shalay magacaabay gudd iga doorashada guddoom iyaha golaha Wakiil lada Puntland iyo kuxige enn adiisa.

Qoraal uu Shalay soo saaray guddoo miyaha KMG ah ee Baarl amanka cusub ee Puntland ayuu ku magacaabay xubn aha guddiga doora shada gud doonka golaha Wakiilada oo ka kooban 7 xubnood.

Guddigan cusub ee qaban qaa binaya doora shada guddoonka golaha wakiillada Puntland ayaa guddoomiye looga dhigay Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame, waxaana la filay aa in guddigan soo saaraan habraacyada doora shada guddoonka golaha Wakiil lada Puntland.


Guuleed oo shaaciyey qorshe laga leeya hay HESHIISKA SOMALILAND iyo ITOOBIYA

Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soo maaliya u qaabilsan wada-hadall ada Somalil and Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa si kulul u cambaareeyey heshiiska ay Addis-Ababa ku saxiix deen ra’iisul wasaraa ha Itoobiya Abiy Ahmed iyo madaxweynaha maamulka Somali land Muuse Biixi Cabdi.

"Waxa ay Shalay dowla dda Itoob iya ku dhaqaaqday waa fal ka soo horjeeda kana baxs an dhammaan xeerarka iyo shuruucda Aduunka. Xadgudu bna ku ah midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya. Waana mid lagu fashil inayo wadahada iyo midnimadii dalka ee guu sheedu soo dhawaatay,” ayuu yiri Cabdikariim Xuseen Guuleed.

"Dowladda Soomaaliyeedna go’aano cad cad ayey si deg deg oga soo saari doonta. Sha cabka Soomaali yeedna waxaa laga doonayaa in ay dowladooda garab istaag an, una midoob aan difaaca dalkooda iyo dadkooda,” ayuu ku daray Guuleed.

Marka laga reebo hadalka Guule ed, dowl adda Soomaaliya ayaan weli jawaab rasmi ah ka bixin tallaab ada xadgudubka ku ah madax-banaanida iyo qarannimada Soomaa liya ee uu ku dhaqaaqay Abiy Ahmed.

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa la filayaa inay Shalay kulan ka yeeshaan arrin tan, halka madaxweyne Xasan Sheekh la fil ayo inuu la hadlo xildhibaanada Golaha Shacabka.

Heshiiskaas is-fagarad ayaa dhigaya in Itoo biya ay Somaliland ka hesho dekad iyo BAD ay saldhig ka dhigtaan ciidamadeeda badda ee dhowaan dib loo aas-aasay.

Madaxweynaha Somaliland, oo ka hadlay shir jaraa’iid oo ay wada-qabteen Abiy Ahmed ayaa sheegay in Somaliland ay is-afgaradkan ku bedd elatay in Itoobiya ay u aqoon santo Somaliland dal madax-banaan marka heshi iska la saxiixo.

Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland ay siineyso Itoobiya dhul-badeed dhan 20 km oo ay degaan ciidankooda badda, kaasi oo uu sheegay inuu yahay kiro.

Golahu Wadatashaga Qaranka oo 5 qodob ka soo saaray talaabada ay qaaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxam uud ayaa shir guddoomiy ey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadata shiga Qaran (GWQ) ku yeesh een Muqdishu Janaayo 2, 2024.

Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Ba rre, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Md. Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Jubba land Md. Axmed Maxamed Islaan, Madaxweyn aha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweyna ha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Md Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudl aawe) iyo G/G/Banaadir ahna duqa Muqdishu Mudane Yuus uf Xuseen Jimcaale (MadaaleUjeeddada kulan ka deg degga ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa ah in Goluhu uu jawaab ka bixiyo heshii ska is-afgaradka lagu sheegay ee dhe xma ray maamulka Soomaaliland iyo Dawl adda Itoobiya oo xadgudub ku ah goba nnim ada Soomaaliya.

Golahu Wadatashaga Qaran markuu arkey:

1.Dastuurka Soomaaliya qodobadii sa xeerinaya gobannimada, midnima da DFS iyo awoodda ee gelista heshiisyo caala mi ah iyo u hoggaansanaanta heerarka dawladda ee Dastuurka Soomaaliya.

2.Axdiyada Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo IGAD oo dhammaa ntood waajibin aya inaan lagu xadgudbi karin madaxbaann aanida siyaasadeed iyo midnimada dhuleed ee dalalka ka tirsan.

Wuxuu soo saaray qodobadaan:

1.Golaha Wadatashiga Qaran wu xuu si cad uga soo horjeedaa xadgu dubka Itoobiya ee gobnimada iyo midn imada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

2.Goluhu wuxuu si buuxda u ayida yaa mowqifka iyo qaraarka Xukuuma dda Federa alka Soomaaliya ay arrink an ka qaadatey iyo xeerka uu soo saarey BFS ee Burinta waxa lagu tilm aamay Is-Af-garad dhexmaray Maam ul ka Soomaaliland iyo D/Itoobiya.

3.Goluhu wuxuu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya si buuxda ugu garabsiinayaa guda shada waajibaadke eda Dastuuriga ah ee ku aaddan ilaali nta, dhowrista gobnimada, shara fka iyo midnimada dhuleed iyo dadeed ee dal keena.

4.Goluhu wuxuu ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan (dal iyo dibadba) oo ay ugu horreeyaan dadka reer Soomaailand in ay u midoobaan dhowrista gob nimada, madaxbannaanida iyo midnimada qar an imada Soomaaliyeed

5.Ugu dambeyn, Goluhu wuxuu ugu baaqa yaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoob ay, Ururka Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Islaamka, Ururka Jaamacadda Carabta, Urur ka IGAD, EAC iyo saaxiibbada kale ee caalam ka inay garab istaagaan xaqqa Soomaaliya ee ilaalinta gobnimada iyo midnim adeeda dhule ed si waafaqsan shuruucda caalamiga ah.

Dawlada Soomaaliya oo u yeertay Danjirihii u Fadhiyay dalka Itoobiya

Danjiraha Soomaaliyau Fadhiyay dalka Ethiopia Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Shalay si rasmi ah uga amba bixi doona Addis Ababa isagoo ku soo wajahan Soomaaliya Ma gaalada Muqdisho,


Kadib go’aankii ka dib go’aan kasoo baxay Golaha Xukuu madda Federaalka Soomaa liya. Go’aankaas oo salka ku haya in Jamhu uriyadda Federaalka Sooma aliya ay u aragto tallaabada ay qaaday Dawladda Ethiopia mid xad gudub weyn ku ah madax banaanida Soo maaliya, isla markaana ay carqalad iyo xasilo oni darro u horseedi karto Gob olka Geeska Africa. JFD ayaa si rasmi ah u caddaysay inay si buuxda u difaacayso dalkeenna iyo dadke enna Soomaaliyeed.

Maxay Al-Shabaab ka tiri heshiiska BADDA ee Somaliland iyo Ethiopia?

Afhayeenka guud ee kooxda Al-Shaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga had lay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ay Dorraad ku saxiixdeen magaalada caasimada ah ee Addis Ababa, kaas oo Somaliland 20 KM oo ka mid ah badda Sooma aliyeed ugu wareejisay Itoobiya.

Cali Dheere ayaa si weyn uga soo horjee stay heshiiskaasi, isaga oo tilmaamay in marn aba aysan suurtagal noqon doonin in Itoobiya qaadato qayb ka mid ah badda So omaaliya.

"Haddaba haddii aan nahay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxaan leenahay heshiiskaas waa mid xaaraan ah, baadil ah bur cadnimo iyo boob aan geed loogu soo gamban ma aqbaleyno in taako kamid ah dhulka Soom aaliyeed ee Muslimiintu leedahay ay Xabash idu qaadato” ayuu shirkiisa jaraa’id ku yir afhay eenka guud ee kooxda Al-Shabaab.

Sidoo kale wuxuu heshiiskan la meel dhi gay inuu lamid yahay qabsashada Yahuudda ee dhulka Falasdiin, sida uu hadalka u dhigay.

Sheekh Cali Dheere oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay inay la dagaalami doonaan, uuna dhiggooda ka horreeyo in lala wareego badda Soomaaliyeed.

"Arrintaas waxaa kasoo horreeyo dhigge ena bi’idni laahi tacaalaa, annaga iyo idinka waxaan kala helno ayaan leenanay” ayuu had alkiisa sii raaciyay Cali Dheere.

Dhanka kale waxa uu weerar culus ku qaa day madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ku eedeeyay inuu qiyaanay dadka Soomaaliyeed.

"Ninka heshiiska soo saxiixay waa nin murt ad ah oo aan metalin Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, waana qaa’in dalkiisii iyo dadkiisii iibsaday” ayuu mar kale yiri.

Waxaa kale oo uu baaq cod dheer ah u diray shacabka Soomaaliyeed, isaga oo ku booriyay inay u istaagaan difaaca baddooda iyo barrigooda.

"Ummadda Soomaaliyeed ee Muslimka ah waxaan ugu baaqeynaa inay qalabka qaataan si ay ula jiha adaan gaalada Xabashida ah ee dalke eda kusoo duushay” ayuu yiri gabagadii.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, aya da oo dhakeeda dowladda Soomaa liya ay Shalay ka dhiidhisay heshiiska Addis Ababa, ayada oo u yeertay safi irkii u fadhiyay dalka Itoobiya.

Xigasho:--caasimadda.net


Baarlamanka oo xeer xasaasi ah ka soo saaray heshiiska BADDA ee Muuse Biixi iyo Abiy

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xeer ka soo saaray heshiiskii ay Dorraad Addis Ababa ku galeen Madaxweyna ha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ax med, kaas oo lagu bixiyey qeybo ka mid ah badda Soomaaliya.

Kulan aan caadi aheyn oo Shalay ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federa alka Soomaa liya ayaa waxaa isugu yeeray Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, sida ku cad dastuurka dalka.

Hadal-jeedintii Madaxweynaha kadib, Xildhibaannada Golaha Shacab ka ayaa dood adag ka yeeshay ‘heshiis ku sheega dhexmar ay Madax weynaha Soomaaliland iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia.’

"Xildhibaannada labada aqal ayaa sheegay in marnaba la aqbali doonin heshiiskaas, iyad oona Baarlamaanka uu Shalay soo saaray Xeer ku saab san burinta is afgarad beenaad ka Dorraad lagu gaaray Addis Abbaba’ kaas oo ay si wadajir u saxiixeen Soo maaliland iyo Maamulka Abiy Ahmed,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay BFS.

Baarlamaanka ayaa cadeeyey inay lama ta abtaan tahay biyaha iyo dhulka Soomaaliya, la na ilaaliyo nidaamka dunida u degsan iyo kan Midowga Afrika, Ururka Iskaashiga Islaamka, IGAD iyo kan Soomaaliya.

Baarlamaanka labadiis aqal ayaa si wadajir ah u ansixiyay xeerka Shalay uu soo saaray Baarlamaanka JFS. Kulanka waxaa shir guddo omina yey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo be) oo uu wehlinayey Guddoomiyaha Aqalka Sare Md. Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Ku-xigeenna da Labada Aqal.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo khud bad ka jeediyay kulanka Labada Aqal ayaa sheegay in ajandaha Shalay uu yahay mowq ifka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka taagan tahay ilaalinta midnimade eda dhuleed iyo ka dooddida masiirka dalka.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa sheegay wixii Addis Ababa ka dhacay ay ka soo hor jee do qaanuunka caala miga ah, xeerarka Mido wga Afrika, Urur Goboleedka IGAD, Jaamaca dda Carabta iyo xeerka Qaramada Midoo bay.

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxam uud oo hadal ka jeediyay kulanka Shalay ayaa Dowladda Itoobi ya ka dalbaday inay ilaaliso midnimada Soomaaliya, wuxuu uga digay in marnaba ay ku soo xadgudbin xuduu da iyo qa anuunka u yaala dalalka aduunka, Urur gobo leedka IGAD iyo Midowga Afrika, isagoona sheegay in taako ka mid dhulka Soomaaliya aan la bixi karin.

Shacabka Hargeysa oo ka banaan-baxay damaca Itoobiya, farriin culusna u diray Muuse Biixi

Shacabka Somaliland ee ku nool magaalo oyin ay ugu horeyso Hargeysa ayaa Shalay ka banaan-baxay heshiiskii uu Muuse Biixi la galay ra’iis ul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Shacabka Somaliland ay aa si adag uga hor yimid he shiiskaas, waxayna cambaa reyn culus iyo caro kala dul dhaceen madaxweynahooda Muuse Biixi.

Dadka qaar waxay si cad u sheega yeen in Muuse Biixi uu qiyaamay dadka reer Somali land, isla markaana uu yahay nin waqtigiisii dhamaaday, sidoo kale shacabka Hargeysa waxay ku goodiyeen in heshiiskaas uusan dhaqan-geli doonin.

"Walaahi waxaan noqoneynaa Falastiinta Afrika, dhagax ayaan ku dagaalameynaa, Mu use Badaan ma iibsa kartid, dadkeena dega Raaskamb ooni ilaa Raascaseyr ayaa wax ku leh, Soomaali Galbeed ayey Itoobiya si fudud ku qaadatay, Shalay waanu soo jeednaa Mu use, namana gaadeysid,” ayey tiri Gabar ka mid ah banaan-baxayaasha.

Gabar kale ayaa sheegtay in shacabka Somaliland ay la yaabanaa yeen talo xumada Muuse Biixi ee sababtay in la laayo ciidankii Somaliland, "Muusow adigaa na xasuuqay, waxaa tiri Siyaad Barre wuxuu ahaa Munaaf aq, adigaa munaafaq ah, sababtoo ah Maxam ed Siyaad waligiis taako dhul ah ma uusan bixin,” ayey tiri.

Shacabka Somaliland waxay si cad u shee geen in aysan raali ka aheyn heshiiska lala galay Itoobiya, "addu unka waxaan u sheegey naa in Itoobiya ay na dhaceyso, Muuse nama metelo, waqtigiisii waa dhamaaday.”

Shacabkii Shalay isugu soo baxay bartama ha Hargeysa waxay sheegeen in si kasta oo Soomaali isku disho ay mid tahay oo Itoobiya aysan ka dooraneyn walaalahooda Soomaali ye ed "Muuse waa tegayaa waqtigiisiina waa dhameystay,” ayey ku qeylina yeen shacabkii hadlay.Dhinaca kale, Mucaaradka Somalil and ayaa markii ugu horeysay ka hadlay he shiiskii Dorraad madaxweyne Muuse Biixi uu Addis Ababa kula saxiixday ra’iisul wasaare Abiy Axmed. Bayaan kasoo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa lagu sheeg ay in ay soo dhoweynayaan heshiiskaas haddii ay Somaliland ku helayso aqoonsi, hase yee she waxay tilmaameen in maamulka uusan waxba kala socodsiin mucaaradka.


"Xisbiga Waddani waxa uu mar kasta ilaali nayaa una taagan yahay madax-bannaanida Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland, wa xa aanu soo dhaweynaynaa haddii uu jiro aqo onsiga Ethiopia iyo horumar kasta oo Somalila nd danteeda ku salaysan tahay isla markaana sharciga dalka u yaallana waafaqsan,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Dhinaca kale, Xalay waxaa Hargey sa ka socda banaanbaxyo kale oo maamulka Somal iland uu soo abaabu lay, kuwaas oo lagu taag eerayo heshii skii uu Muuse Biixi lasoo galay Abiy Axmed.

Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida oo xukun adag ku riday nin ka tirsanaa koxda Al-shabaab

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa xukun xabsi daa'in ah ku riday Ibraahin Cism aan Macaljn Abiikar oo lagu helay inuu ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Ninkaan xukunka xabsi daa'inka ah lagu riday ayaa la sheegay inuu Al-shabaab u qaabilsanaa kala gudbinta agabyada u badan qaraxyada oo uu ku qaadi jiray Mooto laba lugaaleeyda ee loo yaqaano Fekon.

Maxkamada ayaa sidoo kale sheegtay in Ibr aahin Cismaan iyo nin kale oo la socday iney ka dambeeyeen qarax miimo oo ka dhacay Xagarka Buush oo ku yaala magaalada Ba ydhabo, kaasoo ay ku dhinteen sadax ruux, islamarkaana ay ku dhaawacmeen lix ruux oo kale.Ninkaan ayaa ciidamada nabbad sugida Koonfur Galbeed ay gacanta kusoo dhigeen bishii July ee sannadkii lasoo djaafay, waxaa na baaris dheer oo maxkamadda ku sameysay lagu helay dambiyadii lagu soo eedeeyay ee ahaa inuu kooxda Al-shabaab ka tirsanaa uuna fuliyay qaraxyo miino.

Duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Xamaas oo ka dhacday Magaalada Beirut

Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas ayaa lagu dilay qaraxa ka dhacay duleedka koonfureed ee M/Beirut ee dalka Lubn aan, sida ay ku warameen wakaaladaha wararka ee AFP iyo Reuters oo soo xig anaya ilo dhanka amaanka ah.

warbaahinta dowladda Lubnaan ay sheeg tay in qaraxa uu ka dhashay duqeyn ay diyaa radaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil soo rideen Xamaas ayaa hadda xaqiijisay gee rida ku xigeenka madaxa xafiiskeeda siyaasa dda, Salex Al-Arouri, oo ku dhintay qaraxa koonfu rta Beirut. Al-Arouri ayaa sidoo kale la ogaa in uu si qoto dheer ugu lug lahaa arrim aha ciid amada Xamaas.Afar qof ayaa ku dhimatay qaraxa as oo ka dhacay xafiiska Xamaas ee xaafad ku ta al k/furta caasimadda Lubnaan.

R/W/ha Lubnaan Najib Mikati ayaa u arka duqeynta Israa’iil ee xafiiska Xamaas ee k/furt a Lubnaan "ka qayb ahaanshaha” dalkiisa

Somaliland oo raali-gelin ka dalb atay DF + Sababta

Xukuumadda Somaliland ayaa raalligelin bu uxda ka dalbatay dowladda federaalka, kadib markii wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi uu sheegay in heshiiskii Jabuuti uu ahaa mid lagu midaynayay labada dhinac.

Maxamed Kaahin Axmed wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo u jawaabay Fiqi ayaa shaaca ka qaaday inuu je biyay qodob kamid ah he shiiskii ay ku gaareen dal ka Jabuuti. wasi irka ayaa xusay in qodobkaas uu ahaa in heshiiska laga ilaaliyo had allada xan afta leh iyo wixii dhaawa caya intaba, sida uu ku dooday. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu aad uga xun yahay hadalka kasoo yeeray Fiqi ee ah in laga wada-hadlayayay sidii loo mi deyn lahaa Soomaaliya iyo Somaliland.

"Waxa ku jiray in dhinac waliba ilaaliyo ge edi socodka shirarka, isla markaana aan la sa maynin hadalo iyo qoraalo dhaawacaya geedi socodka shirarka iyo jawiga wadahadalada, wa xaan ka xumahay in wasiirkii aanu wada saxee xnay uu ku tilmaamay mid dalka wadajirkiisa loogaga talinayay” ayuu yidhi Wasiir Kaahin.

Somaliland ayaa intaasi kusii dartay in arri ntan ay muujineyso in Soomaa liya ay durbo ka baxday heshiiskii, balse ay ka dalbanayaan raalligelin, si loo sii wado wada-hadallada.

"Arrintani waxay muujinaysa in heshiiskii ay ka baxday Dowlada Fed eraalka ah ee Soo maaliya, waxa anu ku baraarujinaynaa in ay raaligalin ka bixiyaan qodobkan wasiirku uu sida khaldan u tilmaamay” ayuu mar kale yidhi Wasiirku.

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxaa uu carab ka ku dhuftay in ujeedka heshiiska aanu ahayn in Somaliland iyo Soomaaliya midoobaan, bal se uu ahaa in labada dhinacba ay gaaraan he shiis ay raali ku wadayihiin must aqbalka.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya, ayada todobaadkii hore ay waddanka Jabuuti ku kulmeen madaxweynaya asha Soomaaliya iyo Somaliland oo gaaray heshiis ka gooban siddeed qodob, kadib markii uu isku keenay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.Labada madaxweyne ayaa isku raa cyay in dib loo bilaabo wadahada llada labada dhinac, iyadoo diiradda la saarayo arrimaha masiiriga ah, si loo gaaro xal-waara.

Labada dhinac waxay sidoo kale ku heshi iyeen in 30 maalmood gudahood go’aan looga gaaro hanaanka geedi socodka wadah adalad aas, iyadoo lasoo magacaabayo guddiyo fars amo oo fududeeya wadahad allada.

S i kastaba, waxaa heshiiskaas kasoo dib maray mid kale oo ay Dorraad Addis Ababa ku saxiixdeen Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo ay ka carootay dowladda federaalka, kadib markii dowladda Itoobiya loo saxiixay 20 KM oo ka mid ah badda Soomaaliyeed.

Mucaaradka Somaliland oo dalab culus kasoo saaray heshiiska BADDA ee Addis Ababa

Mucaaradka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay heshii skii Dorraad madaxweyne Mu use Biixi uu Addis Ababa kula saxiixday ra’iisul wasa are Abiy Axmed.

Bayaan kasoo baxay xisbiga mucaara dka ah ee Waddani ayaa lagu sheegay in ay soo dhoweynayaan heshiiskaas haddii ay Som aliland ku helayso aqoonsi, hase yeeshe wax ay tilmaameen in maamulka uusan waxba kala socodsiin mucaaradka.

"Xisbiga Waddani waxa uu mar kasta ilaali nayaa una taagan yahay madax-bannaanida Qarannimada Jamhuuriya dda Somaliland, wa xa aanu soo dhaweynaynaa haddii uu jiro aq oonsiga Ethiopia iyo horumar kasta oo Soma liland danteeda ku salaysan tahay isla mark aana sharciga dalka u yaallana waafaqsan,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Waddani ayaa sidoo kale ka digay wax kasta oo xad-gudub ku ah karaamadda uma dnimo iyo jiritaanka Somaliland, wuxuuna dal baday xogta rasmiga ah ee heshiisyada Mu use Biixi uu ku saxiixay dalalka Djibouti iyo Ethiopia.

"Waxaa waajib ku ah Madaxwayne kasta oo Somaliland ah in uu Golaha Wakiilada u gudbiyo wixii heshiiyo caalami ah ee uu soo ga lo si Goluhu u darso nuxurka iyo faa’iidada ugu jira Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.”

Hoos ka aqriso bayaanka oo dhameystiran;

Sida shacabka reer Somaliland ka war-qab aan waxaa saddexdii maal mood ee ugu dam beeyey Xukuuma dda Muuse Biixi ka soo bax ayey heshiisyo is khilaafsan, iyada oo ilaa had da aan Golayaasha Qaranka iyo Xisbiyada Mu caaradka ee Jamhuuriya dda Somaliland waxba kala socon xaqiiqada arrimahan taa gan.

Xisbiga WADDANI waxa uu mar kasta ilaal inayaa una taagan yahay madax-bannaanida Qarannimada Jam huuriyadda Somaliland, wa xa aanu soo dhaweynaynaa haddii uu jiro aqo onsiga Ethiopia iyo horumar kasta oo Som aliland danteeda ku salaysan tahay isla mark aana sharciga dalka u yaallana waafaqsan.

Xisbiga WADDANI waxa uu ka digayaa wax kasta oo xad-gudub ku ah karaamadda umadn imo iyo jiritaanka dalka Jamhuuriyadda Somali land, sidaa awgeed, waxaa Xisbigu sugayaa xogta rasmiga ah ee heshiiyada Madaxwey nuhu ku saxeexay dalalka Djibouti iyo Ethiopia.

Sida laga warqabo waxaa Jamhuuri yadda Somaliland muddo oyinkii u dambeeyey ka taa gnaa khila afiyo siyaasiya ah oo dhammaan waayay, isla markaasna ay faraheeda ka bax een qaybo dhan oo ka mida waddankii midey snaa, iyada oo Madaxwaynaha hadda talada hayaana uu dhammaa day muddo-xileedkiisii sharciga ahaa isaga oo haysan taageero sha cab iyo sharciyad uu ku galo heshiisyo taaban aaya masiirka umada Somaliland.

Sidaa awgeed, sida shuruucda dalka u yaal laan dhigayaan, waxaa wa ajib ku ah Madax wayne kasta oo Somaliland ah in uu Golaha Wakiilada u gudbiyo wixii heshiiyo caalami ah ee uu soo galo si Goluhu u darso nuxurka iyo faa’iidada ugu jira Qaranka Jamhuu riyadda Somaliland


Garowe: Isimo iyo musharaxiin ku howlan in laga hortago in khilaafka doorashada isku beddelo colaad

Qaar kamid ah Isimmada Puntland iyo xubno kamid ah musharaxiinta mad axweyna ha, ayaa magaalada Garowe ka wada dadaalo nabadeed oo ku aaddan in laga hortago col aad magaalada ka dhacda.

Dadaaladan ayaa yimid, ka dib markii ciida mada taabacsan mucaarad ka hubaysan ay Habeen hore ku dhawaaqeen dagaal, iyagoo dadwey naha magaala da Garowe deggen ugu baaqay inay isaga guuraan xaafadaha ku dhow madax tooyada iyo baarlamaanka.

Dhinacyada ku howlan nabadda ayaa doon aya in khilaafka iyo tabash ada lagu xalliyo si nabad ah, waxayna la kulmeen qaar kamid ah mushar axiinta, iyagoo ku booriyay in aan xal ka lagu raadin xabbad iyo colaad.

Dhinacyadan ayaa aaminsan haddii xal la waayo in doorashada la galo, laguna kalsoona ado xildhibaanada las oo xulay, kuwaas oo qeyb kamid ah musharraxiinta ay ku eedeynay aan inuu madaxweyne Deni boobay.

Dad badan ayaa Habeen hore magaalada Garowe ka barakacay, iyagoo ka cab sanaya in du shooda ay xabbada ka bilaabato. Waxaana qa ar kamida dadweynaha magaalada Garowe Habeen hore taleefoonadooda ugu dhacay farriimo digniin ah. Ciidamo ka kala tirsan mucaaradka iyo maamulka ayaa haatan isku horfadhiya qey bo kamid ah magaalada gudaheeda, kuwa as oo laga cabsi qabo in saacad kaste ay isku dhac aan. Sidoo kale waxaa magaalada lasoo galiyay ciidamo kala duwan oo ay dal badeen muca aradka iyo madaxweyne Deni.

Nin toogasho ku dilay haweeney ka tirsan Shaqaalaha Nadaafada G/Ban aadir oo la qabtay

Booliska Soomaaliya ayaa Shalay gacanta ku dhigay nin bastoolad ku hubeysnaa oo gala bta haweeney ku dilay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho

Hoos Ka Akhriso Qoraal Ka Soo Baxay Booliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Gacanta Ku Dhigay Eedeysane Dil Geystay

Ciidanka Saldhiga Boliiska Degmada Hod on, ayaa Shalay 02 Jan 2024 abaare 17:40 PM, waaxda Kaca an gacanta ku dhigay qof rag ah oo ku eedeysan inuu dilay Marxuumad Kha diijo Siyaad Maxamed ina hooyo Sali imo Cumar Cismaan 43 jir ah, kana mid aheyd sha qaalaha Nadaafada ee Degmada Hodon.

Eedeysane Ibraahim Aadan Maadeey ina hooyo Nuurto Cabdi Ca bdulle 19 jir ah ku dha shay Shabelaha Hoose degan Ceelasha Biya ha, ayaa ciidanku gacata ku dhigeen, xili gii uu dilka geystay, wuxuu isku dayay inuu Ciidanka iska difaaco. Balse, waxaa suurta gashay in la qabto isaga oo dhaawac iyo hubkii uu falka ku geystay.

Eedeysanaha oo dhaawac ayeey Ciidanku gacanta ku hayaan, waxaana la waafajin doon aa Garsoorka awooda u leh si uu cadaalad u maro. Mahads anidiin.

Madaxweynihii hore ee Somalia oo si kulul kaga hadlay heshiiska Itoobiya &Somaliland

Madaxwenihii hore ee Soomaaliya ayaa si adag kaga hadlay heshiiska Itoobiya iyo Somaliland, waxaana uu ku tilmaamy mid sha rci darro ah, sidoo kalena xad gudub ku ah madaxban naa nida qaranimada Somaliya. Md. Sagriif Sh.Axmed ayaa sida adag ka ga hadlay arrin kaan

Dhinaca kale wuxuu wax lala yaabo aadna looga xumaado ku tilmaamay ficilka ay ku dhaqaaqday dowladda Ethiopia kaas oo xadg udub cad ku ah Qaranimada Soomaalliyeed sidoo kalena xasillooni darro ka abuuraya Gobolka Geeska Afrika.Sheekh Shariif Sh. Ax med oo qoraal soo saaray ayaa Heshiiska lab ada dhinac ku tilmamay mid sharci darro ah, wuxuuna sheegay inuu xad-gudub ku yahay mada xbannaanida Dalkeenna.

"Waxaan ugu baaqaynaa shacabka Soom aaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay u midoobaan ilaalinta midnimadooda, Karaam adooda iyo Kheyraadka Dalkooda” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed Ugu dambeyn DFS uu u gu baaqay inay arintaan ka soo saarto go’a an deg deg ah oo ay ku cadd eyneyso mowqif keeda iyo waxa ay kala socoto heshiiskaas sharci darrada ah.

Itoobiya oo War cusub ka soo saar tay heshiiska ay Somaliland la ga shay

La taliyaha amniga qaranka Raysal Wasaar aha Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa sheegay in Somaliland saami laga siinayo shirkadda Ethiopia-Telec om ama Ethiopian Airlines.

Arrinkan ayaa qayb ka ah heshiiskii ay labada dhinac ku kala saxiixdeen magaalada Addis ababa ee Xarunta waddanka Itoobiya.

Sida uu sheegay la taliyaha amniga Qaran ka ee Raisal Wasaaraha dalka Itoobiya Amb. Ridwaan Xuseen, Itoobiya iyo Somaliland ayaa bil gudaheed ku dhaqan gelin doona heshiiskii ay Dorraad wada galeen kaasoo dalka Itoobiya u ogolaanayey inay wax ku yeelato xeebaha Badda cas.

La taliye Ridwaan oo Shalayeyd saxaafa dda kula hadlay magaalada Addis Ababa, ayaa sheegay in Itoobiya Somaliland ka taage eri doonto dhinaca ganacsiga iyo kobcinta kaa beyaasha dhaqaalaha.

Itoobiya ayaa qaadday tallaaboo yinkii ugu horreeyay ee waddada u xaaraya in qeyb ka hesho badda cas

Waxay waxa loo yaqaanno heshiis is af-garad ah (MoU) la saxiixatay Jamhuuriyadda iskeed ugu Dhawaa qday Madaxbannaanida ee Somaliland si ay u isticmaasho mid ka mid ah dekadaheeda.

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hore adeegsiga badda ugu sheegay inay arrin muhiim ah u tahay dalkiisa.

Raysal wasaaraha, oo heshiiska is af-garad caasimadda Itoobiya kula saxiixday madaxw eyna ha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa bartiisa X kusoo qoray in "dhammaan waxa la dhihi karo ay uun tahay mahadsanid Allah”. Mar uu ka hadlayay halka heshiiska lagu kala saxiixday, ayuu Madaxweyne Muuse sheegay in heshiiskan ay ku jirto qeyb qeexeysa in Itoo biya ay Somaliland u aqoon san doonto dal m adax bannaan mustaqbalka.

Dowlada Somalia oo heshiiskan u aragta xad qudub qaawan oo lagu sameeyey madax banaanideeda dhuleed ayaa u yeeratay safiir kii ka fadhiyey Itoobiya

Somaliland oo si yaab leh u difaac day heshiiska BADDA

Xukuumadda Somaliland ayaa difaacday he shiiska madaxweyne Muuse Biixi uu Dorraad Addis Ababa kula saxiixday ra’iisul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed Cali.

Heshiiska is-fagarad ee Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhigaya in Itoob iya ay Somaliland ka hesho dekad iyo bad ay saldhig ka dhigtaan ciidamadeeda badda ee dhowaan dib loo aas-aasay.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somalila nd, oo sidoo kalena ah afhayeenka xukuumad da ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leed ahay gelista heshiisyo noocaan ah, ee faa’I idada ugu jirto, sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu heshiiskaan ku tilmaamay guul taariikhi ah iyo in Somaliland ay markii u horre ysay ay hesho aqoonsi caalami ah, kaasi oo ay raadineysay in ka badan 30 sano.

"Kiraynta albaab baddeed dhan 20 KM ah waa Taariikh weyn oo lagu Tallaabsaday, waxana ku jira in heshiiskaas lagu doorsado aqoonsi iyo koboc dhaqaale,” ayuu yiir Wasiir Cali Xasan Mareexaan.

Waxa uu intaas kusii daray "Waa tallaabo wax ka beddelaysa taariikhda, waana heshiis geesinimo leh oo hore loo qaaday, waxayna albaabada u furaysaa mustaqbal ifaya oo ay gaadhaan Somaliland iyo Itoobiya.”

Somaliland ayaa heshiiska is-fagarad ee Itoobiya ku beddelatay in Itoobiya ay Somalila nd u aqoonsato dal madax-banaan, marka si rasmi ah loo saxiixo heshiiska, sida uu Muuse Biixi ku sheegay shir jaraa’iid oo ay wada-qab teen Abiy Axmed.

Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland ay siineyso Itoobiya dhul-badeed dhan 20 km oo ay degaan ciidankooda badda, kaasi oo uu sheegay inuu yahay kiro.

Heshiiska ay Addis Ababa ku gaareen ra’ii sul wasaraaha Itoobiya Abiy Ahmed iyo mad axweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la kulmay dhalleeceyn xooggan, maadaama uu yahay mid masiiri ah, oo xad-gudub ku ah qarann imada iyo madax-banna anida Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wad aa in Shalay baarlamaanka uu ka hor jeediyo khudbad xasaasi ah, isagoo si cad ugu dhaw aaqi doona mowqifka Soomaaliya ee ku aadan damaca Itoobiya.

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Habeen hore farriimo u diray Xildhibaannada labada Aqal in ay Shalay isugu yimaadaan kulan degdeg ah oo uu khudbad ugu jeedinayo Madaxweyne Xasan Sheekh.Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sidoo kale Shalay isugu imaanaya shir deg-deg ah, kaas oo go’aan looga gaari doono tallaabada xasaasiga ah ee Itoobiya ay qaaday Dorraad.Ilo ku dhow-dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaara ha XFS ayaa sheegaya in go’aanka xukuumad da uu noqonayo mid gebi ahaan lagu qaadaco heshiisk aas iyo tallaabooyin kale oo saameyn aya xiriirka diblomaasiya deed ee Itoobiya iyo Soomaaliya.

Xiriirka labada dal ayaa tobanaankii sano ee la soo dhaafay ahaa mid aad u xoogganaa, waxayna Itoobiya saaxiib dhow la aheyd xuk uumaddihii dalka isaga kala dambeeyay tan iyo sanadkii 2004-tii.

Dabaaldegyo waaweyn oo ka socda Magaalooyinka dalka Itoobiya

Magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Itoo biya waxaa ka socda dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweyna yo heshiiska ay mag aalada Adis ababa R/W. Abiy Ahmed iyo mada xweynaha Som aliland Muuse Biixi Heshiiska ayaa dhigayey in Itoobiya laga kiro ahaan loo siiyo dhul badee dka cas ee sa aaran Somaliland, taas bedelk eedna ay Itoob iya aqoonsato Somaliland.

Heshiiskan ayaa waxaa si weyn uga caroo day dowladaSomalia iyo shaca bka Soomaal iyeed intooda badan oo u arka inuu xad gudub ku yahay madax banaanida iyo qaranimada Somalia. Shacabka Itoobiya ayaa markii uu heshiiskaas soo baxay bilaabay fan tasiyeyaal iyo dabaaldegyo ay ka dhigayaan wadooyinka iyo goobaha lagu kulmo, iyagoo soo dhowey naya in dalkooda uu markii ugu horeysay 30 sano ka dib helay dhul Badeed.

Itoobiya ayaa muddo dheer ku taameysay iney bad ka dib markii dhul badeedkii dalkaas uu lahaan jiray ay yeelatay Eritreya oo dalkaas ka go’ay 30 sano ka hor, waxaana mudadii int aas ka dambeysay uu dalkaas noqday dal xiran oo aan bad laheyn.

Khubarada ku xeel arrimaha geeska Afrika ayaa aaminsan ineu adkaan doonto dhaqanka heshiiskan, maada ama Soomaalida guud aha an ay xasaasiyad badan ka qabaan Itoob iya oo horey colaado adag ay u soo dhe xma reen.

XULKA Galmudug oo Shalay guul cajiiba ka gaa ray kulankii Juballand

Kulankii Shalay ka dhacay Garo onka Stad ium Muqdisho ee u dhexe eyay Xulalka Jubala nd iyo Galmudug ayaa noqotay tii ugu cajiib saneyd ee dhacda tan iyo markii Jimcihii uu furmay Tartankaan,

Xulka Galmudug ayaa soo laaba sho cajiib ah sam eyay ka dib markii qeybtii hore la gu marsiiyay 2-0 oo ay Juballand ku hogaamineysay, maca linka Galmudug ayaa sameeyay isbad alo iyo taatiko taasoo u sah ashay inay 3 gool la yimaadaan qeybtii danbe sida asna ay ugu soo dhamaatay 3-2 oo Gal mudug ku badisay.

Taageerayaasha Galmudug oo garoonka ku badnaa islamarkaana qeybtii hore niyad jab uu ka muuqday ayaa qeybtii danbe garoonka sawaxa koodu uu sare u kacay.

Galmudug waxay Shalay u ahayd kulanko oda 2-aad madaama Hirshabe lle iyo iyaga lag u furey ayna ku soo dhamaatay bar bar 1-1 ahayd waxayna hada ku Galmudug ku hoga

amineysaa kooxaha 4 dhibcood.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip