
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 31-KA DICEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyee yay geerida AUNXildhib aan Sheekh Shaacir Sheekh Maxameed
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa muud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay ildhibaan Hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa Gol ehii 10-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya. Madax weynaha ayaa xusay in Marxuum Sheekh Shaacir uu muddo dheer u soo adeegayey dadka iyo Do wladda Sooma aliyeed, isaga oo door muhiim ah ku lahaa geeddi-socodkii dowlad dhiska Sooma aliya.
"Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Wax aan tacsi u dirayaa qoyska, qaraabada iyo Qaranka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Alle ha u naxar iistee Marxuum Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo muddo dheer ayuu u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyeed”.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soo maaliyeed ee uu ka geeriyoodey.
Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay heshiiska aas-aaska ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 6aad ee Golaha Sha cabka Baarlamaanka JFS oo Dorraad shir Guddoo mineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gola ha Shacabka BJFS Marwo. Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, sidoo kale waxaa goob joog ahaa Guddoo miye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Md. Cabd ullahi Cumar Abshi row.
Kulanka ayaa ajandihiisu ahaa
1)Warbixinta Akhrinta 2aad ee Hashiiska Aas-aaska Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika
2)Qey binta Hindise-Sharciyeedyada kala ah
A)Hindise-Sharciyeedka Xeerka Shaqada Sooma aliyeed B)Hindise-Sharciyeedka Ilaalinta iyo Taakuleynta Barakacayaasha.
Xildhibaanada oo dood dheer ka-yeeshay Hash iiska Aas-aaska Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika ayaa su.aallo kaweeydiiyay Ku-simaha Wasi irka Wasaaradda Gaashaa ndhiga ahna wasiir Ku-Xigeenka wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Abdifitaax Qaasim oo goobjoog ahaa kulanka Dorr aad Waxa uuna mid mid ugu jawaabay dhamaan su’aallaha Xildhibaanada ay weydiiyeen.
Ugu dambeyn, Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo. Sacd iya Yaa siin Xaaji Samatar, ayaa soo xirtay kulanka Dorraad
R/Wasaare Xamsa oo sheegay in san adka cusub la qaadayo dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka caasimadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriya dda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cus ub ee 2024 la qaadi doono qeybo badan oo kamid ah dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka maga alada, maadaama uu isbeddel weyn oo amni uu ka jiro caasimadda.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay shir lagu soo bandhigay horumarka iyo guulaha laga gaaray amniga caasimadda Muqdisho, ayaa tilmaamay in Dowladnimadu aysan horu mar sameyn karin haddii aan amniga la xaqiijin, isla markaana uu fure u yah ay nolosha oo dhan, isaga oo ugu baaqay gana csatada iyo bulshada Soomaaliyeed in ay sii xoojiy aan doorkooda ku aaddan dabargoynta Khawa arijta.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Ca bdi Barre oo ku dhe eraaday sida ay kooxaha Khawaarijta ah uga been-sheegeen Diinteenna suubban ee ay ku bee gsan ayaan dadka indheerga radka ah, ayaa faray hey’ad aha amniga in ay gaca nta ku soo dhigaan kooxihii ka dan beeyey dilkii Xildhibaan hore Saalax Ibraahim Deyfullah.
Md.Xamsa ayaa hoosta ka xariiqay in Xuku umadda DanQaran ay sameysay shuruuc muhiim u ah amniga caasimadda, taas oo qeyb weyn ka qaa datay isbeddelka amniga ee ka jira Muqdisho, wux uuna ku ammaanay hey’adaha amniga iyo maam ulka Gobolka Banaadir dadaalka iyo wada-shaqe ynta dhexdooda ah.
Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in waddankeennu uu marayo isgoys muhiim ah oo uu caalamku qiimeynayo tallaa booyinka la qaadayo, maadaama dalka laga qaaday cunaqabatayntii hub ka, isla markaana dayntii laga cafiyey.
Kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa ka qeyb galay mas uuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda, saraa kiil cii dan, madaxda gobolka Banaadir, culimada, oda yaa sha dhaqan iyo haween, iyadoo lagu soo bandhigay muuqaallo iyo warbixinno muujinaya guulaha la gaaray iyo tallaabooyinka la qaaday ee la xiriira amniga caasimadda.
Gudd.G.Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyay geerida AUNXildhibaan Sheekh Shaacir Sheekh Maxameed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay qoy ska, ehelada iyo guud ahaan um madda Soomaal iy eed geerida ku timid Allaha u naxariiste Marxuum Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan oo ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Hindiya.
Alle ha u naxariistee Marxuum Sheekh Shaacir ayaa kamid ahaa xildhibaanadii Baarl amaankii 8-aad, 9-aad iyo 10-aad ee JFS, waxaana uu qaranka u soo adeegay waq tiyo adag, isagoo door wanaagsan kasoo qaatay dhismaha dowladnimada iyo nabadee nta bulshada Soomaaliyeed.
Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa Alle uga bar yay marxuumka in uu janadii Fardowsa ka war aab iyo, qoyskiisa iyo ummadda Soomaaliy eed na sa mir iyo iimaan ka siiyo.
Dalkii ugu horreeyay oo taageeray heshiis ka DF Soomaaliya iyo Somaliland
Dowladda Boqortoo yada Ingiriiska ayaa war ka soo saartay wada-hadallada cusub ee haatan dowl adda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland uga billowday dalka Jamuuriyadda Jabuuti, si dib loogu amaba qaado dadaalladii hore u socday.
Warsaxaafadeed kasoo ba xay safaaradda UK ee maga alada Muqdisho ayaa waxaa ugu horreyntee lagu soo dhaweeyay war-murtiye edka ka soo bax ay shirka ay labada dhinc ku yee sheen dalka Jabu uti, iskuna arkeen Madax weyne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi Cabdi. Sidoo kale qoraalka ayaa wax aa lagu sheegay in Ingiriisku uu soo dhawaynayo heshiiska haatan laga gaaray sii amba qaadida wada-hadallada lab ada dhinac, iyada oo UK ay ku tilmaamtay tallaabo muhiim ah oo xaga dib u heshiisiinta loo qaaday.
"Waxaan soo dhawaynaynaa war-murtiyeedka ka dib wada-hadallo muhiim ah oo dhex maray Madaxweynayaasha Soomaa liya iyo Somaliland, Xasan Sh. Maxamuud iyo Muuse Biixi Cabdi ee Jab uuti, waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca dib-u-heshiisiinta” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee kasoo baxay safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho.
UK ayaa noqoneysa dalkii ugu horreeyay ee soo dhaweeyay wada-hadallada dib u billowday ee Soomaaliya iyo Somaliland, maadaama ay horay da lkeeda uga dhaceen shirarkii hore ee wada-hadal lada ku saabsan dowladda federaalka iyo maam ulka fadhigiisu yahay Hargeysa.
War-murtiyeedka kasoo baxay shirka Jabuuti oo ka kooban 8 qodob ayaa waxaa lagu go’aamiyey in mar kale dib loo bilaabo wada-hadallada labada dhinac, iyadoo diiradda la saarayo arrimaha masiiriga ah, si loo gaaro xal-waara.
Daawo: Fiqi oo shaaca ka qaaday adeeg cusub oo dalka oo dhan laga hirgelinayo 2024
Labada dhinac waxay sidoo kale ku heshiiyeen in 30 maalmood gudahood go’aan looga gaaro han aanka geedi socodka wadahadaladaas, iyadoo lasoo magacaabayo guddiyo farsamo oo fududeeya wada-hadallada.
Waxaa kale oo bayaana lagu yiri "In garowshiy ihii dowladihii Soomaaliya ay ka bixiyeen dilkii, gaboodfaladii iyo burburintii dowladii militeriga ay u geysatay dadka gobollada waqooyi ay u geysatay ka garaabidioda ay sii wado”.
Sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in labada dhin ac ay ka fogaadaan hadallada, qoraalada iyo wax kasta oo wax u dhibi kara jawiga wadahadal lada ee socda.
Gud.Hey’adda SoDMA oo kormeeray xarunta daryeelka dhaawacyada gargaarka deg dega ee isbitaal Maina
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiib oyi nka Qaranka Md.Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa Dorraad waxa uu booqasho kormeer ah ku tag ay xarunta ugu wayn ee daryeelka dhaawacyada u baahan gargaarka deg degga ah oo dhismaheda haatan uu ka socdo Isbita alka weyn ee Madiina.
Dhismaha xaruntaan oo haatan meel wan aags an maraysa ayaa Guddoomiyaha waxa uu u kuurga lay xaaladda dhismaha socda, isaga oo xog-wareys tay Maamulka sare ee isbitaalka iyo Engineerada ku howlan dhismaha xaruntaan.
Sidoo kale Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa sidoo kale kormer ku tagay qaybaha kale ee isbitaa lka oo haatan meelaha qaar dib u dayactir lagu wado, Guddoom iye Maxamuud Macallim ayaa shacabka Soomaaliy eed ugu baaqay in ay ka qaybqataan dhismaha xaru ntaan oo muhiim u ah dalka .
Eedeysane loo maxkamadeeyay Alshabaab nimo,burcadnimo iyo kufsi
Eedeysane Aadan Maxamed C/lla ahi oo dhanka Alshabaab loo ga yaqaan Xaaris ayaa maxkam ad loo soo taagay eedo kala duwan.
Aadan oo reer Bay ah ayaa la gu soo eedeeyay mar kaliya inuu alshbaab yahay,bu rcad yahay islamarkaana kufsina gaystay.
Waa farayaane Baydhaba ka xariif tami jirey balse 2017-kii ayuu ku biiray Alshabaab waxaana ku tashkiiliyay nin uu magaciisa ku sheegay Nuun oow oo u dhashay beesha Liisaan. Warbixinta oo dhameystiran ka daawo muuq aalkaan uu diyaari
yay Cqaadir Ciise oo ka howlgala Tv-Qaranka.
Guusha Deyn cafintu, maxay uga dhigan tahay Soomaaliya?
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuu ma dda Federaalka Soomasliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa sharaxad dheeri ka bixiyay waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay Barnaamijka deyn-cafinta iyo faa’idada laga helayo.
Wasiika ayaa hoosta ka xarii qay in faa’idada koowaad ee Soo maaliya ay ka heleyso lacagaha deynta ee laga cafiyay ay tahay in mar kale macaamiil toos ah la yeelato hay’a da ha maaliyadeed ee adduunka iyo in kalsoo nida maalgashi ee dalkeennu kor u kacdo.
” Waxay koow ka tahay in culeyskii deymeed inaga haray iyo in mar labaad dib u dhalanay mar ka laga hadlayo macaamilaadka hay’ad aha maal iyadeed ee adduunka oo macaamil toos ah la yeelan doono, in kalsoonida maal gashi ee dalk eennu kor u kacdo, fursado kobac dhaqaale iyo mid shaqo abuurna ay ka dhalan doonaan iyo in sumcaddeenii dal ahaan kor u kacdo,” ayuu yiri wasiirka oo ka waabayay su’aalo ay shacabka Soomaaliyeed ka weydiiyeen Barnaa mijka De yn-cafinta.
Sidoo kale, wasiirka maaliyadda xukuum ad da federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa tilmaamay in fursado waa weyn oo ay ugu mudan yihiin kuwa uu hore u soo sheegay ay ku jiraan tallaabada Soomaaliya looga cafiyay deyn dhan 4.5bilyan dollar, taas oo ku guuleys atay geeddi muddo dheer soo socday Dowladda uu hoggaamiyo mudane Xasan Sheekh Maxa muud.
Deymaha nalaga cafiyay ayuu wasiirku shee gay in la qaatay xilli hore, waxaana deyntii ugu horeysay oo qeyb ka ah kuwa hadda nalaga dha afay la qaatay 1961, waa xilligii xornimada aynu qaadanay wax yar ka dib, waxayna ahayd lacag Ruuska laga qaatay oo ahayd ” Commercial loan”, sida uu wasiir Biixi hadalku u dhigay.
Dalkeenna Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyay Barnaamijka Deyn cafintu, wuxu una madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmay mas’uuli yiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Addu unka ayaa uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka gaaray barn aamijka deyn cafinta.
Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Sooma ali ya ugu garab istaagi lahaayeen xaqiijinta himmilo oyinka dhaqaale ee u dagsan, tayaynta hay’ad aha maaliyadda, kor u qaadista dakhliga iyo maal gashiga caalamiga ah .
Wasiiru Dowlaha Amniga oo shir gu doomiy ay kulan ka dhacayTaliska Ciidanka Boliiska
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gud aha XFS mudane Maxamed Cali Xagaa, ayaa guddoomiyay shirka Hay’adaha Amniga oo lagu qabtay Taliska Ciidanka Bolii ska Soomaaliy eed.
hirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sare eye Gu uto. Sulub Axmed Firin, Guddoomiye ku Xigeen ka Amniga Gobolka Banaadir, Taliyeyaa sha Qey bta Guud ee Boliiska iyo NISA, Guddoo miyeyaasha Degmooy inka Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Guutooyinka Ciidanka Polizia Mili tare, Taliyeyaasha Qeybaha iyo Saldhig yada Caasimada ee Boliiska iyo Nisa.
Ujeedada kulanka ayaa ahaa, in wax la iska weydiiyo xaaladaha am maan Caasimadda sanadkaan 2023 ee sii dhamaanaya iyo qorsh aha sug ida iyo adkeynta amniga iyo xasiloo nida ee sannadka soo socda ee 2024.
Sidoo kale, waxaa la isweydiiyay saraakiisha na laga dhageystay caqab adahii iyo casharadii laga bartay sana dkaan iyo sidii loo hagaajin la haa amniga guud ee dalka gaar ahaan kan caasimada.
Sanbaloolshe: Muqdisho amnigeeda waxaa ka shaqeeyay Macawiisley
Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali Sanba loolshe oo ka tirsan golaha shac abka Soom aali ya oo ka qayb-galay kulan looga hadlay isbedda lka amni ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda guud ee dalka.
Sanbaloolshe ayaa qiray inuu isbe ddal weyn ka jiro amniga Muqd isho, marka la eego nabad-gelyada ka jirta, isa goo sheegay inay ku timid shaqadii wanaag saneyd ee la qabtay.
Xildhibaanka ayaa xusay in amniga laga dare emayo caasimada ay wax ka keeneen ciidanka Macawiisleyda ee dagaalka ku jira, isla marka ana Al-Shabaab ka saaray dhul ballaaran.
"Magaalada Muqdisho inay nabad ahaato kaliya dadka jooga kama shaq eynin ee Macwiis ley ayaa ka shaqey say” ayuu khudbaddiisa ku yiri Cabdu llahi Sanbaloolshe.
Sidoo kale waxa uu sharraxaad ka bixiyay qaabka ay Macawiisleyda uga qayb-qaadatay amniga caasimada, wuxuuna sheegay inay adke eyeen difaaca goobaha ay kula dagaalamay aan Shabaab, taasna ay culays ku noqotay kooxda, sida uu hadalka u dhigay.
"Haddii xabadda laga bilaabay Mata baan, xagana Aadan Yabaal looga keenay xagana had da socota Jeex-jeex oo Shabeeloow dhaaftay oo caad mareysa , haddii aan Macawiisley aha yn qaraxyadii meeshaan loogu talagal ay waa kuwa Maxaas ka dhacaayay oo Buuloburde ka dhaca ayay oo Beledweyne ka dhacaayay oo Dhuus am areeb ka dhacaayay oo lagu sigay naftiisa mad axweynaha Galmudug” ayuu mar kale yiri Xildhi baan Sanbal oolshe.
Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray "Amma anka waa meesha kaliya oo ay tahay inuu qof walbaa ka shaqeeyo, laakiin ma’aha inuu qof walba hoggaamiyo”
Dhanka kale, waxa uu ka hadlay arrinta mamnuucista hubka waa weyn ee lagu dhex qaato caasimada, taas oo hirgashay waxaase uu ku baaqay in xitaa qoryaha laga saaro Muqdisho.
"Xakameynta hubka sanadka 2024-ka waxaa la rabaaa in magaalada oo dhan laga mamnuuco qoray” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Hadalkan ayaa ku soo aadayo, ayada oo haatan xaalad deganaasho ah laga dareemayo Muqdisho oo ay ka howlgaleen ciidanka Xasilinta oo kaa shanaya Booliska iyo NISA.
Firdhiye oo shirka Jabuuti ku tilmaamay mid dib u midaynaya Somaliland &Somaliya
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in shirka Jabuuti uu u muuqdo mid mi daynaya Somaliland iyo Soom aaliya. Firdhiye oo goob fagaare ah da dweyne kala hadlay, ayaa sheegay in uu rajo ka qabo in shirka Jabuuti uu fur e u noqday in Som aliland iyo Soom aaliya dib u midoobaan.
"Shirka waxan u rajaynayaa in uu noqdo kii la gu ibo furi lahaa midnimada Soomaaliya, oo koox daa gooni u goosad ka ahi ay ka tanaasulaan fikirkii duugoobay" ayuu yidhi Hogga amiye Firdhiyr. Waxa uu sheegay in Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland oo heshiiska ka saxeexay dhinaca Soma liland uu caddaynayo in Somalil and ay usoo dabacday midnimada.
Garaad Jaamac Garaad Cali oo isna fagaara ha ku wehelinayay Hoggaam iye Firdhiye, ayaa sheegay in shirka Jabuuti uu u muuqday mid midaynaya Somaliland iyo Soomaaliya, madaa ma oo lagu soo dhawaaday in laga doodo arrim aha masiiriga ah.
Somalilad iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyay in lasii wado wadahadalada iyo in la fuliyo dham aan heshiisyadii ay labada dhinac galeen toba nkii sanno ee lasoo dhaafay.
Ciidamo la dagaalamaya Alshabaab oo la soo bandhigay
Wasiirka Amniga Galmudug Mohamed Abdi Aadan Gaboobe, Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle, Xildhibaan Yoo nis Max amed Sharre, Gudoomiyaha Gudiga Taakulada iyo Dib u xoreynta Koonfurta Mudug Sheikh C/ manaan Sheikh Maxamed Cismaan iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qeybahooda kala duwan ayaa Degaanka Qararoow ku booqday boqolaal ciida mo horleh oo ah kuwa dee gaanka isla markaana loo diyaarinaayay inay ka qeybqaata an Dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.
Ciidamadaan cusub ee Masuuliyiintu ku booq deen degaanka Qararoow ayaa dhawaan ku biira ya Furamaha dagaalka Koonfurta Mu dug, halka as oo uu ka socdaan Howlgalka balaaran ee Al-Shabaablooga xoreynayo degaanada Galmu dug.
Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo wasiirka Amniga Galmudug oo la hadlay Ciidankaan ayaa bogaad iyay doorka dadka Qararoow ay ku lahaayeen Halganka Al-Shabaab looga hortaagga koofurta Mudug iyo dhiirgalinta ay samaynayso ciidamada cusub ee dagaalka ay kusoo biiriyeen, iygaoo guulo u rajeeyey inay soo hooyaan howlgalka ciidamadaan qeybta ay ka noqon doonan.
Dil iyo dhaawac toorey loo adeegs aday oo ka dhacay degmo ka tirsan Muqdisho
Waxaa Dorraad degmada Dayniile, gaar ah aan halka loo yaqaan Masaaj idka Xaawo Ganey ka dhacay dil iyo dhaawac ay isku geesteen labo nin oo dhallinyaro ah.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in labada nin is la dhaceyn toorey, wax aana la sheegay in rag gan oo saaxiibo ahaa uu soo kala dhax galay khilaaf sababay in ay istoo reeyaan.
Labada nin ayaa la soo sheegayaa inuu midkood geeriyooday, kan kalena dhaawac may.
Ninka geeriyooday ayaa magaciisa lagu shee gay Maxamed Cabdi, halka kan dhaawaca ah oo goobta ka baxsaday magaci isa lagu sheegay Shiine Abow, booliiska ayaana baadi-goob ugu jira gacanku dhiiglaha.. Laamaha amniga dega anka ayaan weli ka hadlin dhacdadan oo illaa Xalay si weyn looga hadal hayo mag aalada Muqdisho gaar ahaan degmada dayniile.
Wasaarada Ciyaaraha Hirshabelle oo dacwo ka gudbisay Kooxda Galmudug
Xiriirka ciyaaraha iyo wasaarada sportiga Hirshabelle ayaa warqad dacwa ah waxay ka gudbiyeen Kooxda Galmu dug mataleysay ee Dorraad bar baraha la gashay dhigooda hiraha belle.
Wasiirka ciyaaraha Hirshabelle ayaa cadee yay in dacwadooda ay sal ka ku heyso jabin xe erarkii lagu dhaq aa yay ciyaa raha maa mul goboleed yada. Masuulkaan wuxuu sheegay in Ci yaar yahan Dorraad u ciyaarayay Galmud ug oo lagu magacaa bo Maxamed Saciid Cab di uu ka soo ciyaaray ho ryaalka Dalka Swe den heerkiisa sedexaad taa soo jabineysa mid ka mida xeerar kii ahaa ina anu xiyaari karin ciyaar yahan caalamka ka soo ciyaaray heerar kooda 1aad ama 2aad ama 3aad.
"Sida nidaamku ahaa waa in dac wada lagu gudbiyaa mudo 16 saac gudahood waana ku gudbinay, waxaan rajeyneynaa inaan jawaab ka helno xiriirka ciyaaraha iyo wasaarada sport iga Dowlada Somalia”ayuu yiri masuu lkaasi u hadlay Hirshabelle
Madaxweyne Saciid Deni oo ka hory imid Go’aankii Isimada Puntland
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Habeen hore kulan deg deg ah ku yeeshay Madax weynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cab dullaahi Deni iyo Guddiga xall inta Khilaafaadka doorashada Puntland.
Madaxweyne Deni iyo Gud di ga xallinta Khilaafaadka ayaa kulankooda uga wada hadlay Go’aankii Habeen hore ka soo baxay Isimada dhaqanka Puntland ee lagu go’ aamiyay in doorashada lagu galo 49 xildhi baan.
Saciid Cabdullaahi Deni oo ka horyimid go’ aanka Isimada dhaqanka Puntland ayaa wa xaa la sheegay inuu ku amray Guddiga in ays an dhaqan-gelin go’aanka isimada oo uu ku til maamay mid dastuurka baal-marsan.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Siciid Deni uu guddiga u sheegay in aysan jirin wax isbeddel ah oo lagu samayn doono shakhsiyaadka wata magaca reer SSC-khaat umo ee Guddiga xallinta Khilaafaadka doorash ada ka tirsan.
Isimada Puntland ayaa War-murtiy eed ay soo saareen ku dalbaday xubnaha Khaatumo kumatelaya guddi ga xalinta khilaafaadka iyo xulista xildh ibaannada booska baneeyaan, maada ama deegaannadooda xubno aan laga soo xuleyn.
Sidoo kale Isimada Puntland ayaana kasoo horjeestay hadalkii madaxwe yne Siciid Deni jeediyay ee ahaa in xildhibaannada kasoo jeeda deegaa nnada Khaatumo ay qeyb ka no qona yaan doorashada dhawwaan dhace ysa.
Dowladda Burundi oo Ciidankii ugu badnaa kala baxday Somalia
Dowladda Burundi ayaa shaaca ka qaaday inay bishaan December ee sanadkaan sii dha mmaanaya ee 2023 ay gudaha dalka Soomaaliya kala baxday ciidamadii ugu ba dnaa oo qeyb ka ahaa howlgalka Nabad ilaa linta Midowga Afrika ee ATMIS.
Sida lagu sheegay War-saxaafad eed kasoo baxay Wasaara dda Gaa shaan dhigga Burundi ayaa lagu cad de eyay inay Soomaa liya kala baxeen wixii ka danbeeyay 23-kii bishaan December ciidamo gaaraya ilaa 734 askari, kuwaasi oo dib loogu celiyay dalkooda. Ciidanka ayaa markii ay dib ugu laabteen dalkooda waxaa Garoonka di yaaradaha magaalada caasimada ah Buju mbura kusoo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaan dhigga ee Burundi, ugana mahad celiy ay howlgalkii ay kasoo qeyb qaateen.
Ciidamada Burundi ayaa qeyb ka ah kuwaciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ee Som alia ka howlgalayay tan iyo 2007-dii, waxaa socda wajiga labaad ee qorshaha lagu dhim ayo ciidamada ATMIS ee ka howlgala gudaha Soomaaliya.
Sidoo kale sanadka 2024 marka uu dham maado waxaa qorshuhu yahay in guud ahaan dalka oo dhan uu ka baxo askariga ugu danb eeya ee ajanabi ah si ay amnigooda dib ula wareegeen ciidamada duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
K/Afrika oo qaaday tallaabo ka dhan ah xasuuqa Israel ee Marinka GAZA
Koonfur Afrika ayaa maxkamadda caalam iga ah ee cadaaladda (ICJ) u gudbisay dacwad ku saabsan in Israa’iil ay "xasuuq” ka waddo Qasa.
Maxkamadda Qaramada Mid oobay ayaa xaqiijisay dacw ad da ku saabsan ku xadgud ubka waajibaadka Israa’iil ee ho os yimaada Axdiga Xasuuqa.
Israa’iil ayaa si adag u diidday eedeynta, waxayna ku tilDorraady "mid aan sal iyo raad toona lahayn”.
"Israa’iil waxay yaqyaqsi ah u diidday be en-abuurka dhiigga la daadshay ee ay faafisay Koonfur Afrika,” ayay tiri wasaaradda arrimaha dibadda.
Maxkamadda ICJ, oo fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Holland, ayaa ah hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka sharciga. Waxay xallisaa khilaafaady ada u dhexeeya dawladaha waxayna samay saa talo-bixin ku saabsan arrimaha sharciga caalamiga ah.
Kaddib codsigii ay u gudbisay max kamad da ICJ, madaxtooyada Koonfur Afrika ayaa ba ya an ay soo saartay ku sheegtay in waddanka ay waajib ku tahay "ka hor tag ga in xasuuq uu dhaco”.
"Koonfurta Afrika waxay aad uga walaa csan tahay xaaladda dadka rayidka ah kasoo gaadhay we erarrada hadda ay Israa’iil ku hayso Marinka Qasa taas oo ay ugu wacan tahay adeegsiga aan loo meel dayin ee xoog ga iyo raridda dadka,” ayaa lagu yidhi
.Xigasho: BBC
Muwaadin Mareykan ah oo u socday inuu Al-Shabaab ku biiro oo si cajiib ah loo qabtay
Muwaadin Mareykan ah oo ku nool Masar ayaa isku dayey inuu ku biiro ururka argagixisada ee Al-Shabaab, islamarkaana uu jihaad ku qaado Mareykanka iyo xulufadiisa kadib weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel 7-dii October, waxaa sidaas Jimcihii sheegay dacwad-oogayaasha Federa alka.
Karrerem Nasr, oo 23 jir ah, kana soo jeeda magaalada Lawrenceville ee gobolka New Jersey, ayaa la xiray 14-kii December kadib markii uu kasoo duulay Masar oo uu yimid Nairobi, Kenya, halkaasi oo dacwad-oogaya asha ay sheegeen inuu qorsheynayey inuu ku la kulmo xubno Al-Shabaab ah kahor inta aanu u safrin inuu kusoo tababarto Sooma aliya.
Nasr ayaa lagu soo celiyay Mareyk anka Khamiistii, ayada oo la qorshe eyey inuu kasoo hor muuqdo maxka mad Federaal oo ku taalla Manhattan Jimcihii Dorraad.
Waxaa lagu soo oogay dacwad ah in uu is ku dayay in uu taageero agab siiyo urur ajnabi ah oo loo aqoonsaday argagixiso. Hadii lagu helo dambiga lagu soo oogay waxa uu mute ysan karaa illaa 20 sano oo xarig ah.
Diiwaanada maxkamada ma aysan xusin wax qareen ah oo ku hadli kara magaca Nasr.
Nasr, oo sidoo kale loo yaqaan Ghareeb Al-Muhajir, ayaa ku muujiyay rabitaankiisa ku biirista Al-Shabaab qoraallo uu soo dhigay online-ka iyo xiriir uu la sameeyey qof si sir ah ula shaqeeya FBI-da oo lacag la siiyey, kaasi oo isu ekeysiiyay fududeeye ka tirsan ururada argagixisada, sida ay sheegtay dacwad dambiyeedka la shaaciyey Jimcihii.
Nasr ayaa ku yiri jaajuuska sida hoose ula shaqeynayey FBI-da "Cadowga 1aad waa America,” oo uu ku qeexay "Madaxa maska,” sida ku xusan dacwadda.
Waxa uu barta X kusoo qoray "jihaad ayaa kusoo wajahan meel ka tirsan America oo kuu dhow,” ayaa lagu yiri gal dacwadeedka. Qoraalka oo uu ku adeegsada magaca "Masriga Muslimka ah” ayaa waxaa la socday diyaarad, bam iyo holac.
Nasr, oo bishii July u guuray Masar, ayaa xiriirkiisa qofka la shaqe ynayey FBI-da billaabay November, sida gal dacwadeedka lagu xusay.
Waxa uu jaajuuska u sheegay inuu ka fakarayey inuu jihaad qaado "mu ddo fog” hase yeeshee "inuu awoodi waayey inuu sidaas sameeyo” kahor inta aysan Xamaas weerarin Israel, yaa lagu yiri dacwadda.
"Kadib weeraradii October 7, waxaan dareemay inay wax isbedde leen,” ayuu Nasr u sheegay jaajuuska, sida ku xusan dacwadda. "Waxaan ula jeedaa dhanka wanaagsan. Waxaan dareemay in qabkii iyo sharaftii ay usoo laabteen muslimiinta.”
Mareykanka ayaa Al-Shabaab u aqoonsad ay urur argagixiso 2008. AP
Weriye ka mid noqday boqol qof oo Dorraad lagu laayey duqeymaha Gaza
Suxufiga warbaahinta Al-Quds Jabd Abu Hadros iyo lix ka mid ah xubnaha qoyskiisa ayaa lagu dilay duqeyn ay geysteen ciidamada Israel oo lagu beegsaday gurigiisa oo ku yaalla xerada Qaxootiga Nuntarat ee Gaza.
Duqeyntaas ayaa waxaa sidoo kale ku naf waayey dad kale oo fara badan
Wararkii ugu dambeeyay ay aa sheegaya in ciidamada Israel ay ku duqeey een xerada qaxootiga Jabalia ee waqooyiga Gaza.
Ciidamada Israel ayaa isku dayay inay la wareegaan Jabalia, laakiin waxay wajahayaan iska caabin adag oo kaga imaenysa dagaalyah anada Falastiin.
Weriye ka tirsan al Jazeera ayaa xaqiijiyay in ciidamada Israel ay rasaas culus ka ridayaan koonfurta Gaza.
Sida laga soo xigtay Xafiiska Warbaahinta Do wlada ee Gaza, wad arta 106 suxufi ayaa lagu dilay Gaza ilaa bilowgii dagaalka.
Sidoo kale illaa 100 qof ayaa la soo sheegaya iney ku dhinteen duqeyma Israel 24kii saac ee la soo dhaafay.
Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa she egay in weerarada Israel ay dileen 21,672 Falas tiin, halka 56,165 qof ay ku dhaawacmeen Gaz a ilaa October 7.
Dhinaca kale, Wasaaradda arrima ha dibedda ee Falastiin ayaa soo dhaweysay kiiska dacwada ee Koonfur Afrika geysay maxkamada dembiya da dagaalka kaasoo ka dhan ah Israa’iil, kuna eedeynaya iney xasuuq ka wado Gaza.
30 KAMID AH ISIMMADA PUNTLAND OO SHEEGAY IN DOORASHADA LAGU GALO 49 XILDHIBAAN, SOONA DHOWEYAY go'aanka SSC
Ka mid ah Isimmada Puntland oo Habeen hore Garowe ku shiray, ayaa soo saaray go’aan ku saabsan in la ixtiraamo go’aankii Isimmadda SSC- Khaatumo ay ku gaareen in aanay qeyb ka ahaan xulista xildhibaannada Puntland
.
Isimmada oo uu shir guddo ominayay boqor Burhaan Boqor Mu use, ayaa go’aamiyay in doorashada Puntland lagu 49 xildhibaan, doora shada kadibna laga tashado sidii loo buuxin lahaa kuraasta ay banneeyeen SSC- Khaatumo.
Isimmada waxay kaloo sheegeen in xubnaha kasoo jeeda SSC- Khaatumo ee ku jira guddiga xallinta
SHIRWEYNAHA ISIMADA PUNTL AND EE SOOMAALIYA
Tixraac L.r. 00003-2023
Garowe 29/12/2023
بسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
Ku: Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Baarlamaanka 6-aad ee Puntland
Ku: Musharrixiinta Muxaafid iyo Mucaarad labadaba
Og: Bulshada Reer Puntland
Og: Isimada SSC KHaatumo
Og: Maamulka SSC Khaatumo
Annagoo ah isimada hoos ku xusan, waxaan 1/11-2023 soo saarnay guddoon isimmo oo ku aaddanaa is-mari-waagii ka dhexeeyay siya asiyiinta danaynaya inay u tartamaan xilka mad axtinnimada Puntland, go'aankaas oo noqday kii la isugu yimid, horsee dna u noqday in dalku aado doora shoo. Annagoo ku hanweynayn walina ku hanweyn in Puntland ay ka dhacdo doo rasho xor iyo xalaal ah, la isku raacsan yahay, sharciyadna ka hesha dhammaan darafyada ay khusayso, ayaa waxaa soo kordhay taniyo intii doorashada la aaday arrimo lagama maarmaan ka dhigay inaan soo saarno guddoon labaad; sida cabashooyin ku aaddan guddiga xallinta khil aafaadka, arrimaha kasoo cusboonaaday Maam ulka SSC Khaatumo iyo baaqyada iska soo horj eeda ce murashaxiinta xilka madaxweynenimada Puntland.
Ka dib khudbaddii Madaxweyne Dr. Saciid C/Laahi Deni uu Habeen hore oo taariikhdu ahayd 28/12- 2023, sida rasmiga ah ugu shaac iyay musharrax nimadiisa xilka Madaxweynenimo ce Puntland, kuna sheegay in doorashada ay ka qaybgalayaan 17-kii xildhibaan ce reer Khaatumo ce ay go aanka wadajirka ah maamulka iyo isimada SSC kasoo saareen inaysan matalaad ku yeelanayn siyaasadda Puntland, waxaan xiriir la sameynay Isimada SSC-KHaatumo iyo Mad axweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Md: Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo labadaba inoo xaqiijiyay in go'aankii Maamulka SSC-Khaa tumo iyo Isimm adoodu uu sidii yahay, waxbana
iska bedelin. Sidoo kale waxaan la tashi la samaynay Dalladda Ururrada Bulshda Rayidka ah iyo Xarunta Cilmibaadhista Puntland (PDRC) oo horay u kulmiyay qaybo kamid ah waxgaradka Puntland kana soo saaray talooyin dhaxalgal ah oo ku aaddan qaabka ugu hufan ee doorashada lagu geli karo.
Hadaba maadaama Isimadu ay yihiin aasaasa yaasha, marjica iyo halka loo laabto xaaladaha adag, annaga oo gudanayna xilka iyo masuul iyadda diinced, tan isimnimo, tan dam iirka iyo tan akhlaaqiga ah ce naga saaran amniga, wad ajirka iyo habsami u socodka howlaha dawladn imo ce Puntland, gaar ahaan arrimaha la isku hayo waxaan soo saarnay go aama dan soo soeda, kuwaasoo ah guddoon isimmo:
1.Waxaan ixraamaynaa, qadarina ynaa, soo na dhowaynaynaa go aanka masiiriga ah ce Isim ada iyo Maamulka SSC Khaatumo gaareen 23/ 12/2023, waxaanna guddoominnay in reer SSC lagu tixgeliyo qaraarka aaya-katashiga ah ee ay wadajirka kusoo saareen.
2. Waxaan bogaadinaynaa isimadii horay uga hadlay, soona dhoweeyay go aanka isimada iyo maamulka SSC-KHaatumo.
3. Waxaan mar kale adkaynaynaa go'aankii Isimada Puntland soo saareen 1/11-2023 ce ah aa in doora shadu ay dhacdo 8/1-2024 (Sidde edda bisha kowaad sanadka labo kun laba atan iyo afar).
4. Maadaama Maamulka SSC Khaatumo iyo Isimmadoodu ay si wadajir ah go'aan ugu gaar een in aysan matalaad ku yeelan Puntland waa in doorashada lagu galaa 49 xildhibaan, taasoo dastuurka waafaq san, ahna aqlabiyad ka badan tiradii ay ku ansixi lahayd doorasho ka dhacda Puntland oo ku qabsoomi karta 2/3 xubnaha Baarlamaanka, una dhiganta 44 xubnood.
5. lyadoo la xaqdhowrayo go aanka maamulka SSC-KHaatumo iyo Isimada waa in labada xubnood ee reer Khaa tumo ee ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka ay banneeyaan xilalka ay ka hayaan doorashada Puntland.
6. Waa in marka doorashadu dhac do, maam ulka soo baxa, Isimada iyo Waxgaradka Puntland ay isaga yima adaan dhammaystirka tirada ka bann aan Baarlamaanka Puntland.
7. Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadku waa in xulista xubnaha baarlamaanka ay waa fajiyaan saxiixy ada, saxiixayaashii rasmiga ahaa ee sanadkii 2018-kii, wixii aan sifo sharci ah isu bedelin (Sida Isim dhintay oo qof kale uu bedelay).
8. Si looga gaashaanto kalsooni darro iyo kala aamin bax, guddiga xall inta khilaafaadka waxaa kor-joogtayn aya guddi hubin ah oo ka kooban 5-tan Isim ee kala a:
Suldaan Saciid Maxamed Garaase
Ugaas Cumar Geelle Kaneec
Suldaan Zubayr Xaaji Maxamuud
Imaam C/Wahaab Maxamuud-gurey
Suldaan Ciise Maxamed Ciise
9. Ammaanka Puntland waa masuuliyad wada reed, qof walba uu ka saaran yahay xil muqad das ah, in la wada ilaashadana ay waajib tahay, sidaa darteed waa in amniga iyo xasilloonida Puntland qof walba iska xil saaraa, annagoo ka digeyna wax walba oo khlakhal gelin kara amma anka dalka, ciddii ku gaboodfashana dhinac looga soo wada jeedsanayo.
10. Waxaan si gaar ah saraakiisha iyo ciida mada qalabka sida ee Puntl and ku wargelina ynaa inaysan ku mil min siyaasadda, waajibaadk oodana u gutaan si karti iyo hufnaan ay ku dheeh an tahay gaar ahaan marxaladdan xasaasiga ah.
2, 9. limaan C/iwahaab M/xmud-gurey 10.Ugaas C/dir Cilmi Xirsi 11. Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas Maxamed 12. Suldaan Maxamed Suldaan Mohamud Cilmi 13. Suldaan Cabuud Cabdi Isma aciil 14.Suldaan C/rahman Aadan Dude 15. Suldaan Ciise M/xmed Ciise 16. Suldaan Abshir Axmed Jibriil 17.Suldaan Cabdi-bile Warsa me Muuse 18. Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed 19. Suldaan Axmed Cali Yuusuf 20. Suldaan Subeyr Xaaji Maxa muud 21. Qud Cali M/med Casimaan 22. Sayid Cabdixashi Cali-salad Cabdi 23. Ugaas Cabdijaliil Cali Faarax 24. Suldaan Khaalid Abshir Saalax 25. Suldaan Xasan Urur Dabey 26. Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire 27. Ugaas Maxamuud Sh. Cabd iqaadir 28.Amiir M/xmuud Yuusuf Ciise 29. Ugaas Faarax Caabbi Sama tar 30. Bogor Burhaan Bogor Manse Shir-guddoonkam
|
SIDA MIDABKA KAADIDA UU KUUGU SHEEGI KARO IN KELYAHAAGU JIRRAN YIHIIN KAADI KU JIRTA QALABKA WAX LAGU BAARO
Kelyuhu waa xubin muhiim ah oo jirka ka mid ah. Dhiigga saafiga ah ee ku dhex wareega jirkeena iyo qashinka dareeraha ah iyo biyaha xad-dhaafka ah ee jirka ayaa lagu sifeeyaa kelyaha oo laga soo saaraa kaadida.
Marka si fudud aan u eegno baaxadiisa, waxaa muhiim ah in la fahmo in sagaal ka mid ah 10 sabab ood ee ugu waaweyn ee dhimashada cudurrada halista ah ee Hindiya ay sabab u tahay cudurro kala duwan oo kelyaha ku dhaca.
Dalka Hindiya ayaa waxaa sanad walba ay dad badan u dhintaan cudurada ku dhaca kelyaha.
Sida laga soo xigtay Golaha Hindiya ee Cilmi-baa rista Caafimaadka 'India: Health of the Nation State (2017)', cudurrada kelyaha ee mudda dheer qofka haya waa mid ka mid ah sababaha ugu horre eya ee ay dad badan ugu dhintaan dalka Hindiya. Sababaha ugu waaweyn ee cudurkaan u batay waa sonkorowga oo aan la xakameynin, dhiig karka iyo dadka da'da ah.
Sida lagu sheegay faallo lagu daabacay joornaa lka caafimaadka ee Nature, waxaa jiray caaalamka guud ahaan 69.7 milyan oo xaaladood oo cudurka kelyaha, kuwaas oo 1.15 milyan ka mid ah ay ku sugnaayeen Hindiya oo keliya.
Intii u dhaxaysay 2010 iyo 2013, kelyaha oo sha qayn waayey ayaa lagu qiyaasaa 2.9% dhammaan dhimashada dadka ay da'doodu u dhaxayso 15-69 sano, taasoo ah koror 50% ah tobankii sano ee la soo dhaafay.
Cudurka Sonkorowga ama Macaanka ayaa ahaa sababta ugu badan ee keenta in qofka ay fariistan kelyaha.
Waa maxay xiriirka ka dhexeeya kelyaha iyo kaadida?
Waxaan la hadalnay Dr. Siddharth Jain, oo ah dhakhtarka kelyaha, si aan si qoto dheer ugu fahanno sababaha cudurkan.
Isaga oo sharraxaya xiriirka ka dhexeeya kaa dida iyo kelyaha, waxa uu yiri, ‘Kaadida waxay ku samaysantaa kelyaha waxayna jirka ka saartaa maaddooyinka haraaga ah ee waxyeelada leh. Sha qada kelyaha ayaa ah in ay jirka ka saaraan qash inka dheeraadka ah ee maadooyinka ka dhasha marka cunnada la dheefshiido, taasna waxaa lagu sameeyaa caawinta kaadida.
Haddii aan erayo fudud ku qeexno, kelyuhu waa nidaamka shaandhada jirkeena.
Kelyaha waxay ka saaraan qashinka dhiigga waxa yna sameeyaan kaadida.
Waa maxay maadada proteinuria sideese u tilmaa maysaa in kelyaha uu dhaawac soo gaaray
Dr. Jain ayaa si faahfaahsan uga hadlay protei nuria, wa xaa uu iftiimiyay "qof kasta oo caafim aad qaba jirkiisu wuxuu soo saaraa xaddi borotiinka ah kaadida, laak iin marka borotiinn adan la ga soo saaro xaddi aan caadi ahayn oo ka badan intii loo baahnaa oo jirka ah, waa khatar, dheecaa nkan waxaa loo yaqaannaa proteinuria".
"Sababta ugu badan ee kordhisa maadad an proteinuria waa cudurka sonkorowga. Had dii qofku qabo sonkorow isla markaana aan la xakameynin, borotiin xad-dhaafka ah ayaa laga soo saaraa kaa dida. Sidaa darteed, calaa madda ugu horreysa ee cudurka macaanka waa qofka oo ay kaadidiisa badato.
Sababaha kale ee badiya proteinuria waa dhiig karka iyo cudurrada kale ee kelyaha la xiriira.
Isagoo ka hadlaya calaamadaha borotiinka, wu xuu yiri, "Haddii bukaanku dareemaan in kaadido odu ay abuur tahay, waa calaamad muujinaysa borotiinka".
Marxaladda hore ee borotiinka, bukaanku waxay la kulmi karaan barar gacmaha iyo cagaha, daal, calool xanuun ama caabuq caloosha. Sababaha ka le ee cudurkan waxaa ka mid ah cadaadiska dhii gga iyo cudurrada kale ee kelyaha la xiriira.
kaadida marka la baarayo
Xiriirka ka dhaxeeya Midabka kaadida iyo cudurada kelyaha
Kaadida waxaa ku jira biyo iyo cusbo. Maad dada Urea waxa laga soo saaraa beerka mar ka ay asii dhyada amino ee xad dhaafka ah la jebiyo. Urea waa qashin weyn oo laga soo saaro kaadida saba btoo ah dib uma soo celin kelyuhu.
Sida laga soo xigtay joornaalka caafimaad ka ee Harvard Health, kaadidu waa biyo badan iyo was akh ay kelyahaagu ka shaandheeyaan dhiigaaga. Midabkeedu inta badan wuxuu u dhexeeyaa jaale ciiro leh ilaa bunni madow, taas oo ku xiran sida uu u urursan yahay - xaddiga qashinka biyaha ku jira.
Dr. Siddharth oo hadalkiisa sii wata ayaa sheeg ay in haddii qofku dareemo in kaadidiisu ay guduu dan tahay, madaw ama maariin ama midab kale ay tahay inuu feejignaado.
Sidoo kale, haddii xaddiga kaadidu uu aad uga yar yahay inta caadiga ah ama ay ka badan tahay inta caadiga ah, ama haddii qofku uu si joogto ah u kaadiyo ama uu qofku dare emo cadaadis badan inta uu kaadinayo oo uusan xakameyn karin gabi ah aanba, waxaa suurtogal ah in ay jiraan dhibaatooyin kelyaha ah.
Kelyaha
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Maxay tahay shaqada Kelyaha?
Kelyuhu waa xubin lagama maarmaan iyo mu hiim u ah jirka waxayna leeyihiin hawlo badan oo ay qabtaan.
Waxay kaa caawinayaan ilaalinta dheelitir naan ta caafimaadka leh ee macdanta jirkaaga, iyo wal iba macdanada kale ee sida kalsiyum, sodium iyo potassium.
Waxay door muhiim ah ka ciyaaraan soo saarista unugyada dhiigga cas.
Waxay ilaalisaa dheellitirka acid-base (pH) ee jilicsan ee dhiigaaga.
Waxay ka saartaa qashinka ugana saartaa jirka aga qaab dheecaan ah.
Kelyuhu waa xubno ka mid ah habka kaa dida ee jirka oo soo saara biyaha xad dhaafka ah, cusbada, iyo kaadida.
Kelyuhu waxay soo saaraan kaadi waxayna caaw iyaan ilaalinta dheelitirka biyaha. Kaadida ayaa laga soo qaadaa kelyaha oo la geeyaa kaadiheysta iya da oo la sii marayo kaadi mareenka. Kaadi-haysta waxay kaydisaa kaadida ilaa ay ka soo baxdo jirka.
Cudurka Macaanka waxa uu keenaa heerarka sonkorta dhiigga oo sarreeya waxaana uu saameey ay in ka badan 41.5 milyan oo qof oo adduunka ah.
Waa maxay haddaba?
Bukaan
Cudurrada halista ah ee kelyaha waxyeeleeya
Sababaha ugu badan ee cudurka kelyaha waa dhiig karka iyo macaanka ama sokorowga.
Keli kastaa waxa ay ka kooban tahay ilaa 1 mily an oo unugyo shaandh ayn oo yaryar oo loo yaqaan nephrons. Cu dur kasta oo dhaa waca ama saameeya nephr ons wuxuu keeni karaa cudur kelyaha ah. Maca anka iyo dhiig karka labaduba waxay dhaawici karaan kelyaha.
Cadaadiska dhiigga oo sarreeya wuxuu kaloo dhaawici karaa xididdada dhiigga ee kelyaha, wadnaha iyo maskaxda. Kelyuhu aad bay xididdada dhiigga ugu shubaan, taasoo la macno ah inay leeyihiin xididdo dhiig oo badan. Sidaa darteed, cu durrada xididdada dhiigga ayaa inta badan halis u ah kelyaha.
Cudurka qofka haya muddada dheer ee sidoo kale loo yaqaan cudurada joogatada ah, waa lum inta ama in ay si tartiib tartiib ah shaqada u qabaan kelyaha qofka.
Calaamadaha cudurka kelyaha ee daba dheera ada waxay soo baxaan waqti ka dib, dhaawaca kelyuhuna tartiib tartiib ayay u socdaan.
Calaamadahaas waxaa ka mid ah lallabbo, mat ag, cunto xumo, daal iyo tabar-daro, dhiba atooyi nka hurdada, isbeddelka kaadida, niyad-jabka, mur qo xanuun, iyo bararka gacmaha.
Cudurka kelyaha waa xaalad caafimaad kelyaha ah oo sii socota muddo ka dib, aakh irka kellida waxaa gaara dhaawac waxayna gabeysa shaqadii loogu talagalay oo waa ay fariisaneysaa.
XIGASHO:-BBC
IIRAAN OO DALDASHAY AFAR QOF OO AY ISRAA’IIL LA XIRIIRISAY
Garsoorka dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqay in xabsiga Urmia ay ku daldaleen afar qof oo lagu eedeeyay dambiyo basaasnimo iyo qaran dumis ah iyaga oo la yiri u adeegaya Israa’iil.
Wafa Hanareh, Aram Omri, Rahman Parh azou iyo Nasim Namazi ayaa dil lagu xuku may sanad ka hor kiis ay ku lug lahaayeen lix qof oo kale oo la xukumay.
Mid ka mid ah eedeymaha ay wakaaladda warar ka ee garsoorku u soo jeedisay dadka la daldalay ayaa ah in ay "afduubteen dad una hanjabeen oo ay jirdileen si ay si been abuur ah ugu sheegaan in ay yihiin ilaalada Iiraan kadibna ay been ku saabsaan hadafkooda mustaqbalka ka faafiyaan”.
Dilka Wafa Hanareh, Aram Omri, Rahman Parh azo iyo Nasim Namazi ayaa dhacay hal maalin uun kadib markii la aasay Razi Mous avi. Razi Mousavi ayaa ahaa taliye sare oo ka tirsan ciidamada Quds oo geeridiisa Suuriya si weyn loo hadal hayo in ay ka dambeysay Israa’iil.
Maamulka jamhuuriyadda Islaamiga ah ayaa ku hanjabay in ay "uga aargudan doon aan” Israa’iil dilka taliyahan sare.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGYESKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 31-KA DICEMBAR 2023-KA
..