
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 30-KA DICEMBAR 2023-KA
Warmurtiyeed ka soo baxay shirka wada hadalada dawladda federaalka Soomaal iya iyo dawladda Somaliland
Warmurtiyeed ka soo baxay shirka geeddii-socodka wadahadalada dowl ad da federalka ah ee Soomaaliya iyo dowladda Somaliland.
Ambaqaadka dardargalinta geeddi socodka wadahadalada ayaa waxaa isugu yimid dalka Jabuuti wafdi ka kala socday dowladda feder alka ee Soomaaliya iyo Somaliland kulanka ay yeesheen wafdiga labada dhinac ayaa dood ka yeeshay geeddi socodka hanaanka wadahadal ada waxaana laga soo saaray ilaa 8-qodob oo ay islaa garteen masuuliyiinta labada dhinac ee shirka uga qeyb gashay dalka Jabuuti.
Halkaan hoose ka akhriso warmurtiy eedka ka soo baxay shirka geeddii socodka wadahadala da Dowladda Federalka Soomaaliya iyo dowl adda Somaliland oo lagu qabtay dalka Djab uuti. HOOS KA AKHRISO:-
Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada DFS iyo Dawladda Somaliland
Ayadoo laga ambagaadayo dardar geli nta Geeddi-socodka wadaha dalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somali land ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhax eysa 28-29 December 2023 isugu yimid dalka Djibouti laba wafdi oo ay kala hogaa minayaan Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxam uud iyo Madaxweynaha Somal iland Md. Muuse Biixi Cabdi isla markaana uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriy adda Djibouti Md. Ismaaciil Cumar Geelle.
Wadahadal iyo dood dheer ka dib waxay la bada dhinac isla gaadheen godobada 500 soc da,
1. In dib loo bilaabo geeddi-socodka wadah adaladi u dhexeeyey labada dhinas, ayadoo dii radda lagu saarayo, saldhigna looga dhigayo arrimaha
masliriga ah si loo gaadho xal-waara
2. In labada dhinac ay muddo 30 maalmood gudahood ah ay isla meel dhigaan hannaanka geeddi-socodka (Roadmap) wadahadalada arri maha masiiriga ah isla markaana la soo mag acaabo guddiyo farsamo oo arrimahaas fudu deeya.
3. In labada dhinac ay si wadajir ah u fullya an heshilsyadii lagu gaadhay wadahadalii laba da dhinac horay ugu dhexmaray: Ankara (April 2012).
London (June 2012), Ankara (April 2013), Istanbul (July 2013), Istanbul January 2014), Djibouti (December 2014), Istanbul (March 2015), Ankara (April 2016) iyo Djibouti (June 2020).
[12:20, 30/12/2023] Farhia: 4. In garowshiyihii dawladihii Soomaaliya ay ka bixiyeen dilki, gaboodfalladi, iyo burburki dawladdii mileterigu ay ka geysatay Somaliland (gobollada Waqo oyi) la sii adkeeyo ka garaabi diisa.
5. In labada dhinac ay iskaashi buuxa ka yeeshaan dhinacyada amniga, la dagaalanka faldambiyeedya da abaabulan ayadoo ay xiriir buuxa ka yeelanayaan arrimahaas hey'adaha u xilsaaran.
6. In goobaha iyo gobollada ay colaaduhu ka jiraan nabad iyo xasilooni lagu soo dabaalo, isla mark aana la joojiyo ayadoo too marayo dhaqankeenii soo jirenka ahaa ee Soomaaliyeed.
7. In labada dhinac ay ka fogaada an hada llada, qoraaladda iyo wax kasta oo wax u dhimaya Jawiga wada hadalada ce socda...
8. Labadi wafdi ee ay kala hogaa minay aan labada madaxweyne ee Somaliland yo Soomaaliya waxay si mug iyo miisaan leh ugu mahadnag ayaan Madaxweynaha Jamhuuriya dda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dawladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee reer Jabuuti martiqaadka, soo dhowaynta iyo daadi hinta shirarka labada dhinac. Waxay na ku boorinayaan madaxweynaha inuu arrint aas sii ambagaado
ALLAA MAHAD LEH
Md. Maxamed Kaahin Axmed
Md. Axmed Macallin Fig
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
Warka Arrimaha Gudaha Soomaaliya
Xamse oo sheegay saddex sifo oo ay laheyd Marxuumad Khadiijo Diiriye
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyad da Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Wasiirkii hore ee Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka marxuum Khadiija Maxamed Diiriye ay ahayd hooyo lagu soo hirto, maddaale ku firfircoon shaqooyinka Qaranka iyo qof nolosheeda oo dhan u soo hurtay dowladnimada Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayey kulan loogu ducaynayey marxuum Khadiija Maxa med Diiriye oo lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in muddooyinkii u danbe eyey ay marxuumaddu ku howlanayd sidii hooyada iyo dhalla anka Soom aaliyeed loo badbaadin lahaa, taas oo kamid ahayd wax yaabihii wanaag sanaa ee lagu xasuusan doona intii ay nooleyd marxu umaddu.
Kulanka Ducada ayaa lagu soo bandhigay
sooyaalkii nololeed ee Marxuum Khadiija Max amed Diiriye, iyada oo ay dadkii kulanka ka hadlay dhammaantood tilmaameen in marx uu maddu ay ahayd qof naxariis badan oo um madda Soomaaliyeed ugu soo adeegtay si daacad ah.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddo omiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Md. Sheekh Aadan Maxa med Nuur, ku-xigeennadiisa, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo ehelka ay marxuum addu ka baxday.
Guddoomiyaha Gobolka oo kulan dhiirig alin ah la qaatay xulka Kub adda Cagta ee Gobolka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho ah la qaatay Cayaartoyda, Macalimiinta iyo Maamulka Xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Banaadir.
Kuilankaasi casho sharafta ah oo ka dhacay Degmada C/Casiis waxaa sidoo kale ka qeybga;een qaar kamid ah guddo omiya asha Degmooyinka Gobolka , Taageer ayaasha Xulka Kubad da Cagta iyo marti sharaf kale.
Guddoomiyaha oo ka hadlay xafladii ca sho sharaftaasi ayaa dhammaan u mahad celiyay bahda sortiga iyo maamulada ciyaartoy da oo xi iska saaray qaban qaabinta tartan kaan.
Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka dhawaajiyay in dib loo furi doono goobihii sp orti ee gobolka si ayuu yiri dhallinyaradu ay u helaan fursado saamixi kara in ay soo baxaan cayaartooy wanaagsan iyo in sidoo kale dhalli nyaradu ay helaan meelo ay isku furfuraan.
Guddoomiyaha waxa uu ugu dambeyntii Xulka Kubadda Cagta u rajeeyay guul iyo in ay soo hooyaan koobka tartankaasi
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa Shalay daah furay tartanka Dow lad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka bilowday Staudiom Muqdisho.
Kulanka daah-furka koobka oo ay ku tar tamay een xulalka Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku bogaadiyey bahda ciyaaraha Soomaaliyeed sida ay ugu mideysan yihiin xoojinta is-dhexgalka, nabad da iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.
"Ciyaarta macnaha ugu weyn waa in la is barto, isdhexgal yimaado, lagu saaxiibo, la isugu yimaado, sidoo kale, dadku waa wada farxsan yihiin. Waxaan rajaynayaa in sannad walba aynu isugu nimaadno jawigaan farxadee d oo kale”.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa tilmaamay muhiimadda xasilinta amniga caasi maddu ay u leedahay horumarinta dhalliny arada, iyadoo jawiga nabadeed ee uu ku bilo wday tartanku uu muujinayo dadaalka dowl addu ay ku bixisay xaqiijinta amn iga caasi madda Muqdisho.
Furitaanka Koobka Dowlad-goboleedy ada iyo Gobolka Banaadir waxaa ku weheliyey R/ Wasaaraha, Xubno ka tirsan Golaha Wasiir rada, Maamu lka G/Banaadir iyo bahda ciyaar aha ee heer Federaal iyo heer gobol.
Madaxweyne Deni oo si adag u dhali iyay DFS, kana hadlay mowqifkiisa ku aadan SSC Khaatumo
Madaxweynaha maamulka Puntl and Saciid Cabdullaahi Deni oo Habeen hore gudaha magaalada Garoowe ku qabsa day xaflad si heer sare loo soo agaas imay
oo uu ku shaacinayay inuu mark ale u taa gan yahay qabashada xilka madaxtinimada maamulkaas ay aa ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, isagoona ugu horeyn ku dhe eraa day ka sheekeynta wax qabadkii uu sameeyay mudada uu xafiiska joogay.
Madaxweyne Deni ayaa ka hadlay mowq ifkiisa ku aadan in SSC Khaa tumo ay no qoto maamul madax banaan oo la mid ah maamulada kale ee ka jira dalka.
"Taageeridda aayo ka tashiga dadka reer Khaatumo waa qodob ka mid ah barnaamij keyga siyaasadeed hadaan ku soo laabto xukunka, dhaqa ale badan ayaa Puntland kaga baxay xoreyntii gobolka Sool oo hadda SSC Khaatumo ay ka taliso. Waan ixtiraam aya go’aanka iyo masiirka dadka dee gaa nadaas" ayuu yiri madaxweyne Deni.
Wuxuu sidoo kale sheegay madax weyn aha maamulka Puntland Saciid Deni in Puntland ay u cunaqabateysan tahay dowla dda federaalka, islamarka ana dhaqaalihii caalamku ku taageeri jiray Soomaaliya qeybi hii uga soo aaday Puntland ay wali ku xayi ran tahay Muqdisho.
"Dadka reer Puntland waxaan u sheeg ayaa in cunaqabateyn adag ay ka soo waja hday Puntalnd dhanka dow ladda federaal ka, miisaanayadii kabka aheyd ee caalamka uga timid Puntland waxay ku xayiran tahay Muqdisho. Dadbaa i dhaha maad iska qaada tid dhaqaalaha kaaga xayiran dowladda Fed araalka oo sida ay rabaan u yeeshid, war masiirkiina miyaan siistaa shilimaad” ayuu yiri madaxweynaha Puntland Saciid Deni.
Saciid Deni ayaa sidoo kale weerar afka ah ku qaaday qaar ka mid ah xubnaha Mu sharaxiinta ee u taagan loolanka loogu jiro xilka madaxtinim ada Puntland.
"Saaxiibadey Dorraad waxay diideen doo rasho qof iyo cod ah, waxay soo jeediy een in doorashada lagu galo nidaamkii hore ee 66, hadana markii uu soo baxay go’aanka SSC, waxay leeyihiin 49 xildhibaan door ashada ha lagu galo, taasi ceeb ayey ku tah ay labo hadal oo is qabtana maaha" ayuu yiri Deni.
Ugu dambeyntii Saciid Deni ayaa cad eeyey in 8-da Janaayo oo ay ka harsan ta hay 10 maalin oo qura in doo rashada Pun tland lagu gelayo 66 xildhi baan, iyadoo wal iba la ixtira amayo go’aanka gooni isku taag ga ah oo ay gaareen Isimada SSC Khaat umo.
Muxuu yahay heshiiska uu ansixi yey Golaha Wasiirada DF ee lala soo galay dalka..?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamh uuriyadda Federaalka Sooma aliya ayaa Shalay yeeshay kulanko odii caadiga ahaa oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Waxaa lagu ansixiyey kulanka Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo anshax-xumada oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.
Sharcigan ayaa dhaqan geli doona ma rka ay ansixiyaan labada gole ee baarlaman ka Somalia oo ka doodi doona ka hor inta uusan saxiixin madaxweynaha dalka.
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddo ominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuuma dda Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey heshiiska caalamiga ah eeda’da ugu yar ee shaqada iyo heshiis is-afgarad ee u dhexeeya Dowladaha Sooma aliya iyo Ciraaq.
Xog: Khilaaf xooggan oo mar kale ka dhex bilowday Siciid Deni iyo Axmed Karaash
Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay Khilaaf xooggan oo ku saab san arrimaha doorashada ayaa mar kale ka dhex bilowday Mada xweyne Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash.
Khilaafka ayaa yimid markii Madax we yne Deni uu suuqa ka qor tay shakh siyaad uu ku tilm aamay in ay yihiin 17-kii xildhi baan ee Reer SSC, kuwaasoo aan haysan saxiixa isimada SSC
Madaxweyne ku xigeenka Axmed Kara ash ayey wararku sheegayaan inuu talaa badaas ka hor yimid, maad aama uu yahay masuulka ugu sareeya SSC ee ku jira maa mulka Puntland.
Labada masuul ayaa waxaa la sheegay inuu hadda ka dhex taagan yahay muran culus kaasoo aan la ogeyn halka uu sal dhig an doono.
Musharrixiinta Mucaaridka ayaa sidoo kale ka horyimid xubnaha uu Deni suuqa ka qortay ee metelaya xildhibaannadii SSC la ga soo dooran jiray.
Waxay ku baaqeen in doorashada lagu galo 49 xildhibaan, maadaama reer SSC samaysteen maamul gaar ah, islamarkaana ay go’aansadeen in aysan ka qayb gelin doorashada Puntland. Madaxweyne Deni oo hadal ka jeediyay Habeen hore Garowe ayaa sheegay in doorashada lagu geli doono 66 xildh ibaan, taasoo ka dhigan inuu waxba kama jiraan ka soo qaaday go’aankii reer SSC-khaatumo.
R/Wasaare Xamze oo ka tacsiyad eeyey Geerida Xildhiba anIbraah im Deyfullaah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa uga tacsi yeeyay qoyska, ehelada iyo guud ah aan ummadda Soomaaliyeed gee rida Allaha u naxariiste Marxuum Ibra ahim Saalax Deyfullaah oo Shalay koo xo Arxan daran ay ku dileen maga alada Muqdisho isaga oo ka soo bax aya Masaajidka Alle.
Mudane Xamsa ayaa sheegay in Marxuumku ahaa Xildhibaan hore ee Golaha Shacabka oo sanado badan u soo adeegay dadka iyo dalk a, isla markaana uu dilkiisu ka tarjumayo dhaqanka xun ee Khawaarijtu ay ku bartilm aameedsanayaan aqoonyahanka iyo indhe ergaradka Soomaaliyeed, markii looga adka aday furimaha dagaalka.
Ra’iisul JFS ayaa Allaah (SWT) uga bary ay marxuumka inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo, qoyskiisa iyo ummadda Soomaal iyeedna Samir iyo iimaan ka siiyo.
Ciidamada ammaanka ayaana ku guule ysan inay gacanta kusoo dhigaan koox dii ka dambeysay dilka xildhibaan hore Deyfulaah, waxa ayna saraaki isha booliiska sheegeen inay wadaan baaritaano ku aadan dilka loo geestay xildhibaanka.
Madaxda XFS iyo Hirshabeele oo xarigga ka jaray dugsiga Maxaas oo lagu sameeyay dib u habeyn
Wasiir ku xigeen Wasaaradda Waxbar ashada dowladda federaalka Soomaa liya Axmed Cismaan Ibraahin ayaa xarigga ka jaray dhismo dayactir ah oo lagu sameeyay dugsiga waxbarashada ee Degmada Maxaas.
Dugsigaan oo sidoo kale lagu samee yay qalaneyn waxaa xafladdii xarig jarka ka hadlay Wasiir ku xigeen Wasa aradda
Waxbarashada XFS,isagoo sheegay in hadafka dowlada uu yahay la dagaalanka jahliga iyo horumarinta waxbarashada.
Xafladdaasi waxaa kaloo ka hadlay Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboledka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle iyo Guddo omiyaha Degmada Maxaas Muu min Maxamed Xalane.
Dugsiga degmada Maxaas ayaa bilo ka hor ku dumay qarax ay ka damb eeyeen kooxaha khawaarijta ee diidan nabadda iyo hormarka Soomaaliya.
Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku bilaaw day ka geysatay gobolka Waqooyi Bari Kenya
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaare geystay oo xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka geysteen deegaanka Da sheg oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Xubnaha ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilaawday oo uu xigay da gaal fool ka fool ah ku qaaday xarun shirkada Isgaarsiinta Safaricom ku leedahay deegaanka Dasheg.
Weerarka oo socday ku dhawaad hal saac oo xariir ayaana si rasmi ah wali loo ogeyn kha saraaha kala gaaray ciidamada ilaalada ka haayay xarunta shirkadda Safaricom iyo kuwa weerarka ku qaaday ee Al-shabaab.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa sheegay iney ku raad joogaan xubnaha ka tirs an Al-shabaab ee weerar isugu jira qaraxyo iyo rasaasta ku qaaday ciidanka amaanka Kenya iyo xarruunta shirkadda Isgaarsiinta Safaari com ee deegaanka Dasheg.
Wararka waxay intaasi ku darayaan in kooxda Shabaab ay mudo kooban la wareegt ay xarunta shirkada Safaaric om, islamarkaana ay qarax ku burbu risay dhismahii xarunta iyo anteenadii shirkadaas.
Burburka anteenada shirkada ayaa mudo saacado ah hakad galisay howlahii isgaarsiinta deegaankaas oo si weyn u saameysay shac abka degan magaalada Wajeer iyo nawaaxig eeda.
Kooxda Al-shabaab ayaa inta badan wee raro noocaan oo kale ah ku qaado deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya, gaar ahaan isma amulada Mandera iyo Gaarisa.
Israa’iil oo shaacisay tirada Askarta looga dilay loogana dhaawacay daga alka Xamaas
Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa khasa aro badan oo isugu jira dhim asho iyo dhaa wac kasoo gaaray daga alka xooggan ay kula jiraan kooxda Xamaas, waxa ayna Israa’iil la kula ntay khasaarihii ugu badnaa dagaalka ay kula jirto Xamaas.
Milatariga Israa’iil ayaa qirtay in dagaalka ay kula jiraan kooxda Xa maas looga dilay loo gana dhaawacay askar badan, waxa ayna she egeen in dagaalka ay sii wadayaan in ay ka soo afjaraan kooxda Xamaas ee nafta u gashay.
In ka badan 500- askari oo katirsa naa cii damada Israa’iil ayaa lagu dilay dagaalka ay kula jiraan Xam aas, waxaa sidoo kale dagaa lka asi ciidam ada Israa’iil looga dhaawacay in ka badan 900-askari oo qaarkood dhaawacyo halis ah qabaan. Dagaalka dhinaca dhulka ah ee ciidamada Israa’iil ku qaadeen maga alada Gaza ayaa looga dilay ilaa 160-askari , waxaa sidoo kale la dhaawac ay oo isbitaalada Israa’iil lagu dawe enayaa tiro badan oo askar ah oo katirsan Milatariga IDF.
Ciidamada Israa’iil ayaa dhankooda duqe ymo arxan-darro ah ku laayay in ka badan 20-kun oo shacab ah, kuwaa oo u badan haween iyo carruur, waxa ay sidoo kale Israa’iil bur buriyeen inta badan dhismayaashii magaalada Gaza.
Q/Midoobay oo quus & rajo la’aan ka muujisay xaalada Magaalada Gaza
Madaxa gargaarka Qarama da Mido obay ayaa kham iistii ka sheekeeyay niyad jabka ka jira in gargaarka la geeyo Gaza, halkaasoo ma siibo gaajo daran ay saa meyn ku yeelatay mala ayiin qof iyad oo Israa’iil ay sii wado duula ankeeda ka dhanka ah Xamaas.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa X, Kaali yaha Xog hay aha Guud ee Q/M. ee Arrimaha Bani’ aadam-nimada iyo Isku-duwaha Garg aarka Degdegga ah Martin Grif fiths ayaa xaalada Gaza ku tilmaamay mid quus ah.
"Tani waa xaalad aan macquul ahayn oo qu us ah dadka Gaza iyo ku wa isku dayaya inay caawiyaan.” ayuu yiri Griffiths.
Wuxuu Magacaabay dhowr caqaba dood oo ay ka mid yihiin duqeymo joogto ah. Isgaar siin xumo, Wadooyin ka burburay, iyo kuwo kale.
"Ma waxaad u maleyneysaa in gargaarka Gaza la galiyo ay fududa hay? Mar kale ka fak ar,” ayuu yiri.
"Saddex jeer oo baaritaan ah ayaa a mari yaa ka hor intaanay baabuurtu soo galin Ga za,” ayuu raaciyay, isagoo xusay iney dheer tahay jahawareerka iyo safafka dhaadheer oo ay weheliso liiska sii kordhaya ee alaabta la diiday.
Gawaari gaaraya 103 oo kuwa xa muulka qaada ah ayaa ka soo galay dhanka Masar iyagoo soo maray mar inka Rafah maalintii Khamiista, waxa ana ka mid ahaa 80 baabuur oo kuwa gargaarka ah iyo 23 kuwa xamuulka qaada ah oo siday alaabo ganacsi.
Hay’adaha Q/M.iyo hay’adaha gar gaarka ayaa sheegay in tirada baa buurta xamuulka ah ee galaya Gaza aysan ku filneyn inay dab oolaan ba ahiyaha aasaasiga ah.
Iskahorimaadka ka hor, Q/Midoo bay ayaa sheegtay in celcelis ahaan maalin walba la geyn jiray 455 baabuur oo xamuul ganacsi u siday Gaza.
Milatariga Israel ayaa Khamiistii ku booriyay dad badan oo deggan inay ka baxaan qaybo ka mid ah bartamaha Gaza inta ay socdaan ha wlgallada ka dhanka ah Xamaas.
Israel oo markii u horeysay qiratay iney shacab ku leysay Magaalada Gaza
Ciidamada Israa’iil ayaa qirtay inay jiraan wax ay ugu yeereen dhibaatooyin aan ku tala-gal ahayn oo loo geystay dad rayid ah oo ka dhashay duqeymo xagga cirka ah oo ka dhac ay bartamaha Gaza 24-kii December.
Weeraradan ayaa ahaa kuwa ka dhan ah bartilmaameedyada xerada qaxootiga ee Al-Maghazi . Ku dhawa ad 70 qof ayaa lagu dilay duqey maha, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Gaza.
Intii lagu guda jiray "hawlaha Marinka Gaza ee ka dhanka ah bartilmaame edyada argagi xisada Hamas, diyaarad aha dagaalka ee waxay duqeeyeen laba bartilmaameed oo ku dhow oo ay ku sugnaayeen hawl-wadeennada Xamaas 24kii December, 2023,” ayaa lagu yiri hadal ay soo saareen ciidamada Yuhuuda.
"Kahor inta aan weerarrada la qaadin, tillaa booyin ayaanu qaadnay si aan u yareyno wa xyeelada loo geysto dadka rayidka ah ee aan lug ku lahayn dagaalka. Baaritaan horudhac ah ayaa shaaca ka qaaday in dhismayaal dhe eri ah oo ku yaal meel u dhow bart ilmaamee dyada sidoo kale la garaacay inta lagu gudajiro weerarada, kuwaa soo ay u badan tahay in ay dhibaato aan ula kac ahayn u geysatay dad ra yid ah oo dheeraad ah oo aan lug ku lah eyn.” ayey sidoo kale bayaan ku sheegtay Israel.
Waxa ay sheegtay in baaritaan dheeraad ah lagu samayn doono dhacdadan Waxayna xustay inay ka xuntahay dhibaatadii loo geyst ay dad rayid ah oo aan lug ku lahayn ayna ku hawlan tahay sidii ay gunaanad iyo casharo uga baran lahayd dhacdadan.
Israel ayaa ku dhowaad 5 bilood gudahood ku xasuuqday Gaza dad ka badan 21 kun oo qof halka 55 kun kale na ay ku dhaawacmay, waana markii ugu horeysay ee ay si cad u qirato iney iney dad shacab ah ku leysay Gaza.
Mid ka mid ah la heysataashii Israel ee Xamaas gacanta ugu jirtay oo geeriyootay
Mid ka mid ah la haystayaashii ay hayst een Xamaas ay ka soo afduub een degaanka Kibbutz ee koonfurta Israa’iil ayaa la dilay, sida uu ku dhaw aaqay afhayeenka ciidam ada Israel.
Judi Weinstein, oo 70 jir ah, waa dhimatay, waxaana meydke eda wali gacanta ku haya Xamaas, ayuu yiri afhayeenka
Weinstein waxay haysatay dhalasha da Isr ael, Maraykanka iyo Canada. Waxaa la ogaa in ay ku dhaawacantay markii la qafaashay 7-dii October.
Ninkeeda Gad Haggai, oo 73 jir ahaa, ayaa lagu dhawaaqay inuu dhintay 22-kii Disembar, waxaana wali meydkiisa gacanta ku haya Xamaas.
Dhimashada Weistein waxay la macno tahay in aanay jirin dumar Maraykan ah oo ha dhay oo ay haystaan Xamaas. Hadda lix Mar ay kan ah oo dhammaan rag ah ayaa la rum eysan yahay inay weli ku jiraan gacanta Xamaas.
Markii hore waxaa la aaminsanaa in Judi ay qeyb ka noqon karto heshiiska ay Xamaas ku sii deyneyso ugu yaraan 50 haween iyo car ruur ah oo la sii daayey bishii hore.
JIMICSIGU MA DHEEREEYAA CIMR IGA? CILMI BAARIS LAGU SAMEEY EY MATAANO NIN ORDAAYA
Cilmi-baarisyada ku saabsan hab-nololeedka iyo cimri-dhererka waxaa inta badan lagu ogaadaa in dadka jimicsiga bad an sii noolaadaan muddo dheer.
Sidaa darteed waa wax lala yaabo in la arko natiijada warbixin ka soo baxday Dar aasad Laga sameeyey Finland, taas oo iftiimisay in ay jirto wax yar oo saameyn toos ah oo "dhaqdhaqaaqa jireed ee qofku sam eeyo wakhtiga firaaqada" marka laga hadl ayo inta uu qofku noolaanayo. Maxaa ka dhigaya daraasaddan ka duwan kuwa kale, rune ma tahay?
Hab-dhaqanka bini'aadamka iyo bayoo loojigu way cakiran yihiin, waxayna la falgal aan bulshada iyo deegaanka guud ahaan.
Xaddiga jimicsiga ee qofku sameeyo wa xa laga yaabaa inay la xidhiidho hidde-sid ay aasha, cuntadooda, inay naafo yihiin iyo in kale, waxbarasha dooda, maalkooda, ama si fudud ha ddii ay haystaan wakhti firaaqo ah oo ku filan iyo meel cagaa ran oo nabdoon.
Dukuminti sir ah: Markii Israa'iil, Ingiriiska iyo Faransiiska ay u heshiiy een Masar
Waxaa laga yaabaa inaad ka fikirto tiro arrimo kale ah oo lala xiriirin karo caafima adka qofka iyo inta uu le'eg yahay jimicsiga uu sameeyo. Inkasta oo ay hubaal tahay in dadka jimicsiga badan sameeya ay cimri dheeraan doonaan celcelis ahaan, haddana aad bay u adag tahay in la ogaado inta uu le’eg yahay jimicsiga laftiisu iyo saameeya cimriga dheer, marka loo eego arrimahan kale.
Sideen u rajayn karnaa in aan ka soocno saamayntan gaarka ah cakirna anta nolosha dadka?
Daraasado mataano lagu sameeyey ayaa arrintan naga caawin kara. Mata anaha wa xay leeyihiin hidde-side isku mid ah iyo waa yo-aragnimo nololeed, markaa waxaan si toos ah u tijaabin karnaa sida kala duwanaa nshiyaha dhaqankooda.
Tani waa habka saxda ah ee ay qaadeen cilmi-baarayaasha Jaamaca dda Jyväskylä ee Finland. Waxay adeegsadeen su'aalo-wa raysiyo la siiyay 11,000 mataano qaangaar ah oo isku jinsi ah sannadihii 1975, 1981 iyo 1990, waxayna natiijooyinkan ku xidheen dhimashada la diiwaan galiyey illaa 2020.
Mataano Cilmi-baadhayaashu waxay og aadeen in, sidii la filayay, kuwa u gu firfirco on ay 24% he erka dhimashada hooseey so. Saamayntani way ka yar tahay daraasadihii hore ee la soo jeediyay, inta badan khatarta xad-dhaafka ah ayaa lagu arkay 10% ugu yar ee ka qaybgalayaasha daraasadda ee aan aadka u firfircoonayn.
Marka xisaabata lagu daro sigaar-cab ista, isticmaalka khamriga iyo xiriir ka ka dha xeeya culayska qofka iyo da’diisa, xidhiidhka ka dhexeeya jimicsi ga iyo cimri dhererka ayaa si weyn hoos ugu dhacay, iyada oo kaliya 9% farqiga u dhexeeya.
Sida cad, dadka jimicsiga badan samee ya waxay noolaadaan waqti dheer celcelis ahaan.
Hidde-sideyaasha, arrimaha bulshada, heerka caafimaad iyo qaybaha kale ee qaab nololeedka ayaa qayb ahaan sharaxaya arrintan. Ma aha inaynu meesha ka saarno xidhiidhka tooska ah ee ka dhexeeya jimicsiga iyo cimri dhererka, laakiin daraas addani waxay soo jeedinaysaa inay ciyaari karto door ka yar sidii hore loo mooday.
Si kastaba ha ahaatee, caddaynta tijaaba da ahi waxay muujinaysaa in jimicsigu uu ka hortagi karo cudurrada iyo naafanimada, hagaajinta niyadda iyo tayada guud ee nolo sha, taas oo qaar badani ay u arkaan natiij ooyin aad muhiim ah.
Way ku adkaan kartaa dadka inay ilaash adaan isbeddelka qaab nololee dkooda. Tani waa sababta dadaalka bulshada iyo deegaanka, sida ilaalinta goobaha cagaaran ee tayada sare leh, ay muhiim u yihiin in lagu taageero qaab nololeed caafim aad leh.
Sinnaan la'aanta bulshada ee caafimaadka iyo cimri dhererka ayaa ah ku wo jira oo sii kordhaya. Sidaa darteed waa la ma huraan inaan sii wadno inaan si wanaag san u fahamno sababta iyo waxa aan ka qabaneyno. XIGASHO:-BBC
Ruushka oo Gantaalo culus ku gara acay M/ Kyiv iyo khasaaro badan oo ka dhashay
Ciidamada cirka ee dalka Ruushka ayaa weeraro culus oo dhinaca cirka ah ku qaaday dalka Ukraine , gaar ahaan magaalada caasimadda u ah ee Kyiv, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhima sho iyo dhaawac.
Ruushka ayaana diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn oo lagu farsame eyay Iran iyo diyaarado kale ku weera ray magaalada Kyiv, waxa ayna diyaaradaha garaaceen goobo bartilm aameed u ahaa oo kuyaalla caasim adda Ukraine.
War kasoo baxay milatariga Ukra ine ayaa lagu sheegay, in Ruushka uu Ukraine ku soo qaaday weerar dhanka cirka ah isagoo adeegsanaya 158 qa abood oo kala duwan oo ah weerarro dhanka hawada ah.
Inta la xaqiijiyay weerarkan dhinaca cirka ah ee Ruushka ku qaaday dalka Ukraine waxaa ku dhintay dad ka badan 16-qof, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kale oo badan oo qaarkood dhaawacyo culus qabaan.
Weerarkan dhinaca cirka ah ee Ruushka ku qaaday dalka Ukraine ayaa noqonaya mid kamid ah kuwii ugu cuslaa, waxa uuna weerarkan imaanayaan xilli ciidamada Ukraine dhawaan qarxiyeen markab dagaal oo Ruushka lahaa.
Mareykanka oo xanibaad ku soo rogay Shirkado xawaaladeed oo la gu eedeeyey..
Maraykanka ayaa Khamiistii cunaq abat ayn ku soo rogay shirkado dhinaca xawaala daha lacagta ah, oo laga kala leeyahay Turk iga iyo Yemen, ka dib markii lagu eedeeyey inay gacan ka geysteen lacagaha loo dirayo kooxda Xuutiyiinta ee gacan-saarka la leh Iran.
Kooxdan ayaa lagu eedaynayaa, weerara da ay ku qaaddo maraakiibta ganacsiga ee maraya dhinaca Koonfu reed ee Badda Cas.
Shirkadaha lagu soo rogay cuna qab ata ynta ayay ku jiraan qaar ku yaa lla San ca, iyo saddex xarumood oo dhinaca sarrifka lacagaha ah oo ku kala yaalla Turkiga iyo Yemen.
Wasaaradda maaliyadda ee Maray kanka ayaa ku eedaysay in shirkadah an iyo shakhsiyaadka ku lug lehiba, ay gacan ka geysteen in lacag malaayiin doollar ah loo xawilo kooxda Xuutiyi inta, iyada oo la raaca yo tilmaamaha Sa’id al-Jamal oo ah fudude eye dhinaca maaliyadda ah oo u dhashay dalka Iran. Sa’id ayaa ka mida dadka cunaq abatayntu saaran tahay.
Cunaqabatayntan ayaa ka hor-istaagay sa shirkadahan iyo shakhsiyaa dkani inay la baxaan hantida ka taalla Maraykanka iyo xataa lacagaha u yaalla baananka, isla mark aana waxay ka hor-istaagaysaa inuu ganac si dhex maro shirkadaha ay leeyihiin muwaa diniinta Maraykanku.
Tallaabadan ay qaaday dawladda Mara ykanku ayaa ah, tii ugu dambay say ee ay ku bartilmaameedsanayso kooxda Xuutiy iinta.
Bilawgii bishan, waxaa Maraykan ku ay ku dhawaaqeen cunaqabatayn lagu soo rogay illaa 13 qof iyo shirkado lagu eedee yey inay xuutiyiinta gaa dhsiiyeen, alaabo oyin ku kacaya toban aan milayn oo dollar oo ka yimi dalka Iran. VOA/AP
DUKUMINTI SIR AH: MARKII ISRAA 'IIL, INGIRIISKA IYO FARANSIISKA AY U HESHIIYEEN MASAR
Weerarka, oo ay Masaarida ku tilma ameen mid gardarro ah oo saddex geesood ah, ayaa la bilaabay 29-kii Ok toobar, 1956,
Qoraalka sawirka,
Weerarka, oo ay Masa arida ku tilma ameen mid gardarro ah oo saddex geesood ah, ayaa la bilaabay 29-kii Oktoobar, 1956,
Dukumiintiyada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday in weerarkii militar iga ee saddex gee soodka ahaa ee Masar lagu qaaday 1956 uu aad uga weynaa kii lagu dhawaaqay xilli gaas.
Sida ku cad dukumentiyada aan dib u eeg ista ku sameeynay, weerarku wuxuu ujeedkiisu ahaa in Masar dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaanba lagu burburiyo, loona gogol xaaro nid aam cusub ka dib markii la afgambiyay tali skii Madaxweyne Gamal Abdel Nasser.
Bishii Luulyo 26, 1956, Nasser wuxuu qara meeyay Shirkadda Suez Canal. Ingiriiska iyo Far ansiiska oo ay Israa'iil ka qayb qaadana yso, ayaa kaga jawaabay weerar millatari oo l oogu magac daray "Hawlgalka Habee nka", kaas oo hadafkiisu ahaa in uu dib u soo celiyo kontoroolka caalamiga ah ee halbawlaha badda ee muhiimka u ah ee adduunka.
Dukumentiyada ayaa muujinaya in Marayk anku uu si qarsoodi ah ugu digay Ingiriiska iyo Faransiiska cawaa qibka ka dhalan kara dha qdhaqaaq kasta oo ka dhan ah Masar.
Weerarka, oo ay Masaarida ku tilm aameen mid gardarro ah oo saddex geesood ah, ayaa la bilaabay 29-kii Oktoobar, 1956, inkastoo NATO ay " Caro" u muujisay Ingiriiska.
Dukumentiyada ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee Ingiriiska ayaa muujinaya in qor shaynta weerar ka Masar ay dhab ahaantii bil aabatay saddex maalmood ka dib go'aankii Naasir ee lagu qarameeyey Kanaalka Suweys.
Israa’iil oo dagaalka bilowday wax ay diyaa risay qorshe u gaar ah oo loogu magac daray "Kadesh,” kaas oo ay ku qabsatay marinka Qa za ee mar kaasi hoos tagayay maamulka Ma sar, iyo gacanka Siinaay.
Waa kuwee Isimada leh saxiixa xildhibaa nada Baarlamaanka Puntland
Faahfaahinta qorshaha weerarka
Sida laga soo xigtay warbixin sir ah, oo kaliya ay arkeen ciidamada sirdoonka, guddiga wadajirka ah ee Britain, ayaa shir ay yeesheen 30-kii July, waxay kaga hadleen u diyaar gar owga dagaalka, iyadoo uu goobjoog ka ahaa General Sir Charles Keatley, taliyaha ciidam ada isbahays iga saddex geesoodka ah ee ka soo horjeeda Masar.
Warbixinta guddiga oo cinwaan looga dhigay "Warbixinta Guddiga Wa dajirka ah ee Qorsheynta ee la xiriirta helista ciidamo ka dhan ah Masar” ayaa lagu sheegay in Wasaar adaha Dagaalka iyo Cirka ay "daraaseyna yaan qaabkii lagu heli lahaa ragga lagama maarmaanka u ah in ay bilaabaan howlgal ay ku qabsanayaan Kanaalka Suweys iyada oo aan la ogaan”. Ciidanka badda ayaa markaa "filayey inay awoodaan inay helaan ragga lag ama maarmaanka ah iyaga oo aan wicin wax kayd ah." Ka sokoow ka hadalka qorshaha howlgalka ciidamada, ayaa waxaa ka hadlay taliyayaasha ciidamada.
* Suurtagalnimada in duqaynta hawada ay keeni karto khalkhal ku yimaada saadka saliidda
* Suurtagalnimada in wax kasta lagu sam eeyo muddada gaaban si loo joojiyo biyaha Niilka. Waxaa la go’aamiyay in qorshahan loo fuliyo saddex marxaladood
Waxaa la go’aamiyay in qorshahan loo fuliyo saddex marxaladood
Bartamihii bishii Oktoobar, Guddiga Shaqa alha ee Boqortooyada Ingirii ska, oo ogolaan sho ka helay Ciidanka Faransiiska, ayaa ansixi yay qorshaha lagu fulinayo hawlgalka milatari ee "Knight".
Warbixin ay siiyeen xafiiska Ra’ii sul wasa araha, guddiga ayaa ku sheegay in qorshuhu yahay "in uu ku saleysan yahay fikradda weerarka cir ka iyo dagaalka nafsaaniga ah oo ay la socdaan ugu yaraan khasaaraha rayidka ah”.
Waxaa la go’aamiyay in qorshahan loo fuliyo saddex marxaladood:
* Midka koowaad: baabi'inta ciida mada cirka Masar
* Labaad: Weerar dhanka hawada ah oo uu wehliyo olole.
Weerarka cirka waxa lagu jihay nayay barti lmaamee dyo la soo xulay oo ujee dadu tahay in ay sababto khalkhal aan hore loo arag oo ah dhaqaalaha, niyadda, maamu lka iyo ciidama da qalabka sida ee Masar iyo, u gu dambey ntii, in la burburiyo rabitaanka Ma saarida ee iska caabinta.
*Seddexaad: In marka hore gac anta lagu dhigo dekedda Port Saciid, ka dibna la qabto aagga kanaalka, Ism aaciiliya iyo Abuu Suweyr, iyo u sii gud ubka Tal al-Kabiir, Fayed, iyo Suweys.
Hogaamiyayaasha ciidamada marx aldan waxay cadeeyeen liiska goob aha barlimaameedyada muhiimka ah:
Qoraalka sawirka,
Hogaamiyayaasha ciidamada marxala dan waxay cadeeyeen liiska goobaha barlimaame edyada muhiimka ah:
Hogaamiyayaasha ciidamada mar xaladan waxay cadeeyeen liiska goo baha barlimaame edyada muhiimka ah:
Kow: Saldhigyada Ciidanka,Ciidan ka Cirka iyo Badda ee xaafadaha Qaa hira, Alexandria, Port Saciid, iyo Suez, iyadoo ujeedadu tahay in jir ahaan loo burburiyo qaab dhismeedkooda urur, nidaamyo isgaarsiineed, iyo saldhigya dooda, iyo muujinta karti-darrada Ciidanka, Ci idanka Cirka. , iyo ciida mada badda ee dadka Masar.
Tan labaad: xarumaha shidaalka, dhuumaha shidaalka, iyo haamaha kay dka ee afarta maga alo ee waaw eyn.
Seddexaad: Gaadiidka: Tareenn ada, oo ay ku jiraan waddooyinka, bu undooyinka, meelaha ciriiriga ah, gaw aarida dhulka, iyo xa rumaha dawl adda. Bartilmaameedyadan ayaa wax aa ka mid ahaa 17 gobol, maamul gob oleedyada, degmooyinka iyo magaalo oyinka Masar oo dhan, oo ay ku jirto Qaahira.
Afar: Xarumaha Korontada.
Shanaad: Ciidanka Masar ee Sinai, iyo me elaha la midka ah ee ay ku urur san yihiin oo ay fududahay in la wee raro. Tusaale ahaan, isgoysyada kan aalka, meelaha lagu uruuriyo hubka iyo gaadiidka, iyo difaacyada iyo ciida mada ku xeeran Dekedda Saciid.
Hadafka ugu horreeya wuxuu ahaa in la aamusiyo Radio Qaahira, oo lagu beddelo Raa diyaha Bariga Ingiriiska. Qorshaha aamusinta waxaa ka mid ahaa in la duqeeyo afarta xarum ood ee Abu Zaabal, oo ay ku jiraan xarumaha Qaahira iyo Alexandria.
Marka loo eego qorshaha dagaalka, ujeeda du waxay ahayd "in la gooyo isgaarsiinta raad iyaha si loo jaro xiriirika u dhexeeya dawladda Masar iyo dunida kale." XIGASHO:-BBC
Ciyaarihii Maamul Goboleedyada ee Maanta iyo Berri Dhici lahaa oo dib loo dhigay
War qoraal ah oo ka soo baxay Xiriirka kub adda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu shaa ciyay in 2 maalin dib loo dhigay ciyaaraha Maamul Goboleedyada.
Kulamada dib loo dhigay waa kuwii loo balansanaa Sabtida iyo Axada waxaana loo raray isniinta soo socota taasoo la macno ah in maanta oo sabti ah iyo Berri oo Axada ku xigta aan la ciyaari doonin.
Qoraal ka soo baxay xiriirka ayaa u qornaa sida tan⬇️
Guddiga Farsada Iyo Tartamada Ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed , Iyo Wasaar adda Dhallinyarada Iyo Cayaaraha JFS , W axay Raaligelin Buuxda Siinayaan Dhamaan Taageerayaasha Tartanka Dowlad Goboleed yada Iyo Gobolka Bana adir Iyo Dhamaan Bag dad Sports ka Cila dihii farsamo Iyo Daaha Ca yaarta Shalay Ku Timid , Sidoo Kale Waxay Si khaas uga raa liginayaan Taageerayaashii Jimcihii U Saamixi Weysay inay Daawadan Tartanka Ayaga oo Tikityo Soo Jartay.
Ugu Dambeyn Xiriirka Kubadda Cagta Soo maaliyeed Waxa uu idin Ku War gelinayaa in Cayaarta Maanta ee Banaadir VS Koonfur Gal beed dib loo dhigay lana Cayaari Doono Maalinta Isniinta 1da Janaayo 2024.
Jadwalka oo Faahfaahsana dib idin kula soo wadaagi doonaa Mahad sanidiin. Dhammaad
NATIIJADATARTANKA LA CIYAARAY EE MAAMUL GOBOLEEDYADA DALKA
Tartankaan Oo Bilowday Maalintii Jimcaha Ayaa Waxaa Wada Ciyaaray Maamul Gobolee dyada Hirshabeelle Iyo Galmudug Iyadoo Qeybtii Hore Ay Suurta Gashay Galmudug In AyGool Ka Dhaliyaan Iyadoo Qeybta 2aadna Ay Hirshbeelle Ciya rta Bareejeeye en,Waxa ana Ay Ku Dhamm aatay 1-1 iyadoo ciaaraha furitaanka tartan ka uu furay R/Isalwasaare Xamse
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 30-KA DICEMBAR 2023-KA
..