Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

0
Tuesday December 26, 2023 - 13:04:05 in Wararka by
  • Visits: 168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Guddoomiyaha i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Guddoomiyaha iyo Hodon oo iska xogwaraystay xaaladda guud ee dalka, ayaa ku bogaadiyay doorka firfircoonida iyo dad la dhaqanka leh ee ay ku tilmaaman yihiin Haweenka Soomaaliyeed, oo kaalin muuqata oo mudnaan leh ka qaata dalalka horumaray oo ay ku nool yihiin. Kulanka waxaa kale oo Goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, Sanatarro, Xildhibaanno, xoghayaha Aqalka Sare iyo xubno kale oo la socday Xildhibaan Hodan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip