HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 25-KA DICEMBAR 2023-KA

0
Monday December 25, 2023 - 08:26:16 in Wararka by
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 25-KA DICEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Safiirka Imaaraatka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Md. Sheikh Adan Moha med Nur Madobe ayaa xafiiska Gudd iga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Car abta ku lan kula qaatay xubnaha gud diga iyo Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Ahm ed Jumah Alromaithi.

Xubnaha guddiga oo uu hog aaam inayo gu ddoomiyaha Guddiga Saaxiib tinimada Baar l amaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Cara bta Xildhibaaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga warbixiyay howlaha guddiga u qabsoomay tan iyo intii la magaca abay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa xub naha ku amaanay howsha muhiimka ah ee ay hayaan iyo sida ay ugu howlanyihiin ka mira dhalinta howsha loo magacaabay, waxa uuna kula dardaarmay in ay ka shaqeeyaan xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee Baarla maanada Soo maaliya iyo Imaaraadka Carabta. Sidoo kale Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa Safiirka kula dard aarmay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo in la sii laba jibaaro xiriirka Saaxiibtinimo ee labada Baarlamaan.

Soomaaliya oo ku guulaysatay Bill adda Dhaqanka, Suugaanta iyo Farshaxanka dalalka Geeska Afrika

Danjiraha Jamhuuriyadda Feder aalka Soo maaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Wa rfaa ayaa billadda ODA AWARD guddoonsii yay ku xigeenka maareeyaha Wakaaladda Mu rtida iyo Madadaalada Qaranka Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo safar shaqo ku tagay dalka Ethiopia, isagoo uu wehel iyay madaxa qaybta far-shaxanka ee waaxda dhaqanka Wasaar adda Warfaafinta Soomaaliya.

Munaasabad weyn oo ka dhacday Addis Ab aba ayaa si rasmi ah loogaga dhawaaqay natii jada soo baxday oo noqotay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay sanadkan 2023 si rasmi ah ugu guulaysatay billadda ADO AWARD ayna heerkan kusoo gaartay dedaa lka dawladnimada xamb aarsan iyo dib u dhi ska ay ku samaysay hay’adaheeda Dhaqanka, Suugaanta iyo Far-shaxanka.

Danjire Warfaa oo kaashanaya xafiiska U qaybsanaha Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Safaaradda JFS ee Ethiopia ayaa dedaal badan ku bixiyay sidii ay Jamhuuriya dda Soomaaliya uga dhex muuqan lahayd xayn-daab yada caalamiga ah ee looga arrin sado ama loogu tartamo guulaha waa weyn ee heer Qaran oo noocan oo kale ah.

Billadda ODA AWARD ayaa ah abaal-mar in la siiyo dalalka Geeska Afrika iyo hay’adaha caalamiga ah ee horumarka muuqada ka sa meeyey arrimaha Dhaqanka, Farshaxanka iyo Suugaanta, waxaana hanashada abaal-ma rintan baratan adag u galay dalal Afrikaan.

Madaxweynaha Galmudug oo qaab ilay safiirka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Gal mudug Md.Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku qa abilay qasriga madaxto oyada Galmudug safi irka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed Waare iyo wafdi uu hogga aminayo oo soo gaaray caasim adda Dhuus amarreeb.

Kulanka ayaa looga hadlay arri maha am niga gaar ahaan la dagaa lanka argagxis ada, gacansiga iyo mas aalxida guud gaar ahaan Galmudug iyo Ethiopia.

Boqor Burhaan: Isimmada Puntland waa inay isugu yimaadaan shir degdeg oo lagu badbaadinayo Puntland

Boqor Burhaan ayaa sheegay inuu ixtiraam ayo soona dhoweeyay go’aanka ay qaateen isimmadda SSC- Khaatumo, wuxuuna shee gay in go’aankooda uusan wax dhibaato ah u geysan doonin jiritaanka Puntland.

"Waxaan ku baaqayaa in Isimmada Puntland shir degdeg ah isugu yimaadaan si looga tashado aayaha Puntland. Waxaan maamulka Puntl and, Musharixiinta iyo Siyaasiyiin ta kale ugu baaqayaa in meel la iska dhigo faraqa u dhexeeya loona midoobo badbaadinta Puntl and.” Ayuu yiri Boqor Burhaan.

Wuxuu sheegay xaaladda guud ee Puntl and inay is beddeshey taas oo ku timid si deg deg ah, isla markaana ay kusoo ku beegantey wakhti xasaasi ah oo ay Puntland doorasho galayso.

Dorraad ayay ahayd markii isimmada SSSC- Khaatumo ay go’aan ku gaareen in aan ay wax xildhibaano ah usoo xulidoonin Puntl and, waxayna sheegeen inay ka taliyeen midn imada iyo wadajirka dadka reer SSC- Khaa tumo.

Madaxweynaha SSC- Khaatumo, Firdhiye ayaa taageeray go’aanka Isimmada SSC, isa goo sheegay inuu yahay go’aan loo baahnaa.

Guddoomiyaha Hey’adda SoDMA oo kulan la qaatay safiirka dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maare ynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Shalay xaruunta dhe xe ee hay’a dda ku qaabilay Safiirka Dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.

Kulankaan oo ka dhacay xaruunta hay’adda SoDMA ayaa guddoomiyaha iyo safiirka kaga wada hadleen dowrka dowladda Imaaraadka Carabta ee ku aaddan arrimaha la tacaalida fatahaada ka jirta guud ahaan dalka iyo sidii dib u dayactir loogu sameyn lahaa buundoo yinka ku burburay mag aalooyinka qaar ay fat ahaadaha ka dhaceen.

Safiir Axmed Jumca Al-rumeysi ayaa u ballan qaaday hay’adda SoDMA in ay sii labo jibaari doonaan garab istaagga shacabka Soo maaliy eed iyo in ay ka qayb qaadan doonaan dib u habaynta bundooyinka ku burburay fatah aada ka dhacday dalka.

Ciidanka Boliiska oo gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay dil ka dhacay Nairobi

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibka ka saaran ilaalinta sharu ucda dalka ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan Cabdullahi kuna eedeysan in uu dilay Marxuum Maxamed Xasan.

Taliska ayaa qoraal kooban oo uu soo saa ray ku sheegay in Axmed oo baxsad ka ah cad aaladda uu Marxu umka ku dilay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya isla markaana la horg eyn doono cadaaladda.

Dad Maandooriye isticmaalayay oo Maga alada Nairobi lagu xiray

Sida ay baahisay warbaahinta dalka Ken ya, shan iyo labaatan qof ayaa xabsiga loo tax aabay, 117 xabbo oo haamaha shiishadda ahna waxaa lagala wareegay iskaashat ooyinka Shii shada ee xafadda Kilimani kadib how lgal ay sameeyeen saraakiil ka tirsan Hay’ adda Qaranka u qaabilsan ololaha ka hortagga Khamriga iyo Maandooriyaha .

Maamulaha guud ee NACADA, Anthony Omerikwa ayaa hogaaminay ay howlgalka ka dhacay Beerta lagu damaashaado ee Yejoka oo ku taal xaafadda Kilimani ee magaalada nair obi, oo ah goob caan ah oo ay isticma ala an dadka Shiishada isticmaala ee Nairobi.

Omerkiwa ayaa xusay in inkasta oo la ma mnuucay Shiishada tan iyo 2017-kii, haddana isticmaalkeedu uu weli ku badan yahay dalka.


Gaari ay leedahay Shirkadda Horm uud oo lagu qarxiyay Muqdisho

Qarax lagu xirey gaari noociiisa yahay Noha oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hor muud oo Dorraad ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhi ntey Cabdiwahaab Cismaan Axmed oo ahaa shaqaale ka tirsan xarunta ay shirkadda isgaa rsiinta Hormuud ku leedahay degmada huri waa, halka sidoo dhaawacyo halis ah ka ay soo gaareen labo hawl-wadeeno oo kale.

Qaraxaan ayaa dha cay 10 maalmood kadib qarax weyn oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah oo degaanka Tredishe lagula eegtay gaari ay lahayd Shirkadda Hormuud kaasi oo sababay dhimashada Axmed Cumar cabdulle oo ka tirsanaa Shaqalaha Shirkadda.

Waxaa xusid mudan in bishii November ee sanadkaan qaraxyo is xigxigey lala beegsaday qaar ka mid ah laamaha iibka ee shirkaddu ku leedahay Xero-Jarmal (Xarutii Taba barka Fars amada Gacanta XTFG) ee Degmada Dayniile, BTSyadii shirkadda xaafadaha Igadaba-gey & Safaari ee deegaanka Garas-Baaley iyo Bts-kii degaanka Muusaaley ee Ceelasha biyaha.

Lama oga sababta loo beegs anaayo gawaarida iyo laamaha shirkad da isgaarsiinta Hormuud, mana jirto cid ilaa iyo hada sheeg atay masuuliyadda qaraxyadan kala duwan. Dowlada Somalia wali kama aysan hadlin qaraxyadaan mana jirto cid loo soo

xirey ilaa iyo hadda falalkaan gurracan.

Qoysas ku go’doomay fatahaadaha Jubb aland oo la soo samata bixiyey

Qoysas caruur iyo haween u badan oo mu ddo laba maalin ah ku go’doonsa naa fatahaad saameysay degaano hoos taga degmada Jamaame ayey ciidamada Jubaland soo badba adiyeen.

Xubno isugu jira Xildh ibaano heer Federaal ah, Wasiiro ka tirsan Jubb aland, siyaasiyiin, Lataliyaal sare aqo onyah ano iyo masuuliyiin kale ayaa socdaal ku tagay degaanada waqooyi ee gobolka Jubada hoose gaar ahaan deegaanada hoos taga degmada Jamaame oo ay qoysas badan ku go’doons anaayeen.

Ciidamada oo isticmaalaya doonyo iyo qa lab kale ayaa deegaanada ay sida daran u saa meeyeen daadadka iyo fatahaadaha ka soo badbaadiyey qoysas la arkay iyagoo go’doon kujira ka dib markii ay qabatay Camerada Dron ka ah oo lagu baadi goobayay dad badan oo lala yahay maadama dhulku howd yahay biyo badana ay fadhiyaan.

Saraakiisha qeybaha kala duwan ee Ciidam ada Jubbaland ayaa door weyn ka qaatay sam ata bixinta dadka danyarta ah ee go’doonka ku jiray

Faysal Cali Waraabe oo xukuumada ku dhaliilay in ay ka gaabisay difaaca Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somalil and ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada ku dhaliilay in ay ka gaabi say difaaca Somaliland. ddoomiyaha ayaa she egay in dagaalkii gobolka Sool la doonayo in loo rogo mid qabiil, isla markaana xukuumadu ay door keedii ka gaabisay, waxa uuna shee gay in kooxo amniga gobolka khatar ku ahi ay Laascaanood qabsan doonaan hadii anay Somaliland ku noqon.

"Meesha hadan shaarciga Somaliland lagu soo celin waxay noqon doontaa bahale galeen, oo waxay khatar gali doonto Badda Cas, oo waxay noqon meel jin iyo jaan joogaan, marka waxaan leeyahay dadka dagaalkii Somaliland iyo G 21 ka dhigaya qabaa'il is dilaya, yaan la badalin sheekada" ayuu yidhi Waraabe.

Waxa uu sheegay in xukuumadii Soma liland anay muuqan, isla markaana anay qayb ka ahayn difaaca Somaliland, waxa kale oo uu sheegay in xukuumadu sidookale anay diyaar garow doorasho ku jirin, doorasho la'aantuna ay sababtay in dhibaatooy inkii Somaliland soo gaadhay.

Waxa uu sheegay in xukuumadu ayna awo odeedii isticmaalayn taasina ay jaanis siinayso in ay xoogag kale samaysmaan, oo ay soo baxaan kooxo kale oo fikiro kale aaminsan.

"Waar dowladii ha toosto, waar dowladii ha muuqato, Naasa Hablood baa laysku dilay oo waad arkayseen Hargaysa ayay soo galaysa, Alxamd ulilah Cali Saahid waa la dhameeyay" ayuu yidhi Waraabe.

Faysal waxa uu sheegay in maga alada La ascaanood anay noqon doonin maamul gaar ah, isla markaana aan magaalo maamul loo sa mayn karin, "Reer Laascaanood waxaan leeyahay suuragal maaha in magaalo maamul noqoto".

Dowladda Fedaraalka oo faahfaah isay khasaaraha ka dhashay howlga ladii ugu dambeeyay ee dalka dhacay

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumad da XFS ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bix isay khasaraaha ka dhashay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay meelo ka mid ah maamulada Galmudug, Hi rshabeelle iyo Jubbaland.

Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaara dda ayay ku sheegtay in howlgaladii ugu dam beeyay ee ka dhacay qaar ka mid ah gobolada dalka in lagu dilay 130 xubnood oo ka mid ah kooxda Al-shabaab oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad.

Waxaa sidoo kale warsaxafadeed ka lagu sheegay in kooxda Al-shabaab howlgaladii ugu dambeeyay looga xureeyay dhul baaxad leh oo ku yaala gobolada Mudug iyo Galgaduud ee maamulka Galmudug.

Warka kasoo baxay Wsaaradda Gaashaan dhiga ayaa sidoo kale lagu sheegay in ciidamada ay howlgalada kusoo furteen hub iyo saanad ciidan, islamarkaana ay burburiy een qalab kala duwan iyo goobo gabaad ka dhiganayeen kooxdu.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaa ndhigga Soomaaliya:-

Musharraxiinta madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay emadaxwe yne Deni inuu boob ku hayo xulista xildhibaannada

Musharraxiinta madaxweynaha Puntland, ayaa ku eedeeyay madaxwe yne Deni inuu khil aaf ka dhex abuuray hannaanka xulista xubn aha baarla maanka, taasoo ay sheegeen inay ka dhalatay in mur an la galiyo odaya ashii soo jireenka ahaa ee soo xuli j irayxildhibaanada.

Musharraxiinta oo caawa soo saaray bayan, ayaa sidoo kale ku eedeeyay guddiga xallinta khilaafaad ka iyo ansixinta xubnaha baarlamanka, in ay jebiyeen kalsoonidii lagu qabay, iyagoo sheegay in ay madaxweyne Deni kala shaqeynayaan inuu boobo kuraasta xildhibaanada beeluhu leeyi hiin.

Musharraxiinta waxay bayaa nkoo da ku sheegeen in aan lasoo xuli karin 17-ka xildhi baan ee kasoo jeeda SSC- Khaatumo, illaa iyo inta heshiis siyaasadeed ay ka gaarayaan dow lad da iyo mucaaradka, ka hor 31 dece mber.

Waxay sheegeen madaxweyne Deni inuu qaadayo masuuliyadda iyo cawaaqib xumada ka dhalata burb urinta beelaha, iyo xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Garowe. Waxay kal oo sheegeen in aysan aqbali doonin xildhib aannada kusoo baxa sifo baalsan habraaca xulistooda.



QAAR KA MID AH DADKII UGU CAANSANAA SOOMAALIDA EE GEERIYOODAY SANADKAN 2023


Aamina

Sanad waliba oo ka curta adduunka waxa uu wa taa maalmihiisa saamey nta leh, haddii ay ahaan lahayd murug iyo farxad intaba.

Sanadkan sii dhamaanaya ee 2023-ka ummadda Sooma aliyeed waxaa ka baxay dady ow magac iyo maamuus ku dhex lahaa bulshada isla markaana geeridooda ay gilgishay quluubta dad badan.

Haddaba waxa aan halkan ku xusi doonnaa qaar kamida dadkii ugu caansanaa Soomaalida dhexdeeda ee geeriyooday sanadkan gudihiisa.

Fannaan Maxamuud Xaaji Caalin (Gaywarow)

Fannaan Maxamuud Gaywarow Allaha u naxa riistee sanadkan gudihi isa 21-kii Jannaayo, waxaa gee riyo od ay fannaankii wey naa Maxam uud Xaaji Caalin (Gaywarow).

Fannaankana wuxuu qaadi jiray heeso isugu jiro waddani iyo Jaceyl, iyada oo dadka fankiisa xiiseeya iyo saaxibbad iiba ay aad u jeclaayeen cuudka sida uu heesih iisa ugu lari jiray.

G/sare Cismaan Maxamed Jeelle

G/sare Cismaan Maxamed Jeelle

Allaha u naxariistee Gaashaanle sare Cisma an Maxamed Jeelle, waxa uu geeriyooday 18-kii bishii Maarso ee sanadkan.

G/sare Cismaan Maxamed Jeelle waxa uu ku dhashay gob olka Hiiraan gaar ahaan Buule Burde sannadihii 1945-tii ilaa 1946-dii.

Marxuumka oo ka mid ahaa Golihii sare Kac aaanka ayaa xilal badan oo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaa nada Xoolaha iyo Duqa Muq disho kasoo qabtay dowladdii dhexe ee dalka oo uu madaxweynaha ka ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre.

Waxa uu ahaa guddoomiyihii ugu horreeyay ee Muqdisho ee askari ah. Waxa uu ahaa qof ay isfahmayaan dadka oo dhan, itii uu hayay xilka asna safiican ayuu uga soo baxay maamulkiisa.

Aamina Cabdullaahi Xirsi

Fannaanad Aamina Cabdullahi Xirsi Alle ha unaxariistee wax aa sana dkan gudihiisa 18-kii bi shii Maarso magaalada Boora me ee gobolka Awdal ku geeri yootay fannaanaddii ca anka ahayd ee Aamino Cabdullahi Xirsi, oo aad loogu xasuusto kaalintii ay kasoo qaadatay fankii Sooma aliyeed.

Ku dhawaad soddon sano oo ay Aamina fan ka ku jirtay waxay qaadday heeso badan, oo aan qaar ka xusi karno sida; Heesta Sharacalee, Gari Makaa Baxdaa, Gar Ma Ku Gashaa Siyar, siyar ma uu shushubanaa. Fanka waxaa ka dhaxash ay gab adheeda fannaanada caanka ah ee Hodan Cabdiraxmaan oo aabbeh eed Cabdirax maan dheerana uu ahaa fannaan kale.

Prof Ismaaciil Buubaa

Alle ha u naxariistee waxaa isna sana dkan gudihiisa 5-tii bishii Abriil geeriyo oday Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buu baa oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladda Soomaaliya.

Ismaaciil Hure Buubaa wa xa uu Soomaaliya ka soo qab tay xilal ay ka mid yihiin Ra’iisal wasaare ku-xigeen, wasiirkii arrimaha dibeda iyo Wasiirka Maaliyada, isagoo sidoo kale noqday Wasiirkii ugu horeeyey Wasaaradda Maaliyadda Somaliland.

Marxuum Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buu baa ayaa kamid ahaa aqoon yahanadda Sooma aliyeed isagoo haystay shahaadada sare ee PhD-da.

Khadra Cumar Dhuule

Allaha u naxaristee waxaa Iyana 11-kii bishii Maajo magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaan addii caanka ah ayd ee Khadra Cumar Dhuu le oo uu dhalay Allaha u naxari istee fannaankii wey naa ee Cumar Dhuule Cali.

Fannanada ayaa kamid ahayd awladdii uu dhalay fannaankii weynaa Cu mar Dhuule Cali isla markaana fanka ka dhaxlay.

Abwaan Jaamac Kadiye

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaa mac Kadiye ayaa 16-kii bishii Agoosto ku geeriyo oday magaal ada Laascaanood, iyadoo la shee gay in uu sababsaday madaafiic lagu gaar acay magaaladaasi.

Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku dhex leeyahay Soo maalida, maad aama noloshiisa inta ugu ba dan uu ahaa curiye oo gabay ada iyo geeraarrada uu tiri yay in badan oo kamida ay gayiga Soomaali yeed ka caan bexeen.

Abwaan Kadiye ayaa waxa uu gudbin jiray su ugaan diini iyo dhaqan ba leh oo isugu jirta Ga bay guurow maanyo geeraar iyo kuwa kalaba, waxa uuna ku hadli jiray luuqadaha Soomaaliga Carabiga iyo Ingiriiska.

FANNAAN Axmed naaji Sacad

Allaha u naxariistee fanaankii weynaa ee Ax med Naaji Sacad ayaa gee riyooday 4-tii bishii Seb teembar ee sanad kan, isa goo ku geeriyoo day maga alada London.

Axmed Naaji ma ahayn oo kaliya heesaa ku luuqeeyaah ee saha ee wuxuu ahaa mulax amiis tee, muusikiis tee garaaca inta badan noo cyada muu sigga, isla markaana akhriya farta mu usigga, iyo mu’allif miraha curiya.

Kuma uusan koobnayn fanka bana adiriga ee wuxuu kaloo ka qayb qaatay fanka guud ee Soomaalida.

"Waxaan ku dhashay Degmada Shibis oo waagaas la dhihi jirey Bilaajo Carab 1939kii. Isku ulka iyo dugsiga quraankaba Muqdisho ayaan ku dhameeyey” ayuu yiri xilli uu ka hadlayay nolo shiisii carruurnimada intii uu noolaa.

Geeridii Cabdiwahaab Cawaale

Allaha u naxariistee marx uum Cabdiwahaab Caw aale ayaa geeriyo oday 24-kii bishii Sebte emb ar ee sanadk an ka dib muddo uu la dhibanaa xanuunka Kansarka.

Cabdiwahaab waxa uu caan ka ahaa baraha bulshada ee Soomaalida, isaga oo ahaa shaqsi fur furan oo saaxiibbo badan kudhex lahaa bulsh ada. Waxa uu farriimo diini iyo wacyi gelin ah kusoo gudbin jiray barihiisa bulshada. Mustafe Saleebaan iyo Liibaan Daahir

Mustafe Saleebaan iyo Liibaan Daahir Allaha u naxariistee, Mustafe Sale ebaan iyo Liibaan Da ahir, oo ahaa labo muuqaal duube oo ka tirsanaa shabakadda Waqal ee duubta muuqa alada hees aha ayaa geeriyooday 25-kii bishii Sebteem bar ee sanadkan gud ihiisa iyadoo geeridooda uu sa babay shil gaari oo ka dhacay degmada Sheekh.

Labadaan muuqaal duube ayaa ka mid ahaa afar qof oo saarnaa gaari u socday magaalada B urco ee gobolka Togdheer, kaas oo ay ku geeri yoodeen labadoodu, labadii qof ee kalana ay ku dhaawacmeen.

Mustafe ayaa horay uga tirsanaa kooxdii Xidigaha Geeska ee ka dhis naa Somaliland, isa ga oo ka mid noq day aasaasayaasha kooxda sa nadkii 2013 kii. kadib wuxuu ka soo qabtay xil al kala duwan, isaga madaxda kooxda kamid ah.

Xaaji Cali Ugaas Cabdulle

Geeridii Xaaji Cali Ugaas Cabd ulle Allaha u naxariistee waxaa sanadkan sii dhamaanaya gud ihii sa isna ku geeriyooday, Xaaji Cali Ugaas Cabdulle, guddoom iyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana siyaasi caan ah.

Bilowga sannadkii 1987-dii ayaa loo magacaabay Gu ddoomiyaha Gobolka Bena adir isla markaan ah duwqa magaalada Muqdisho. Wux uu xilkaas hayey tan iyo bishii Janaayo ee san nadkii 1990-kii, taas oo ka dhigan muddo qiya astii saddex sano oo xiriir ah.

Wariye Cabdifitaax Qays

Allaha u naxariistee 16-kii bishii Oktoobar ee sanadkan waxaa isna magaalada Muqdisho ku geeroyooday wariye Cabdifitaax Macalin Nuur Qays. Cabdifitaax Qays oo ahaa Agaa simihii Telefi shinka Somali Cable ee M/ Mu qdisho ayaa lagu dilay qarax ismi idaamin ahaa oo ka dhacay maqaaxi u uku sugnaa.

Cabdifitaax oo ahaa nin afgaaban isla mark aana dadkii la shaqeynayay ay ku tilmaameen qof ixtiraam badan ayey geeridiisa xanuun badan ku reeb tay bahda Saxaafadda.

Mullaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed)

Geeridii Mullaxan Xasan Sabriye Afrax

Allah unaxariisyee waxaa isna 19-kii October M/Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Xasan Sa briye Afrax (Xasan Gareed) isaga oo ka mid ahaa hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyooday isaga oo kamid ahaa mullaxamiistayaasha ugu magaca dheeraa gudaha Soomalaiya.

Marxuumka ayaa door weyn kula haa geeddi socodkii fanka Soom aal ida laga soo bilaabo sa nnadkii 1957-kii oo ahayd markii u horreysay ee uu yimi Magaalada Muqdisho, waxa uu la xameeyey Heesta "Hooyooy la’aantaa” ee uu sa

meeyey Abwaan Hadraawi.EEG BOGGA5AAD



QAAR KA MID AH DADKII UGU CAANSANAA SOOMAALIDA EE GEERIYOODAY SANADKAN 2023


KA YIMID BOGGA 4AAD

Maxamed Xasan Barrow

Fannaan Maxamed Xasan Barrow

Allaha u naxariis tee Fannaankii Maxamed Xasan Barrow ayaa 6-dii bishii Nofeembar ku geeriyooday Magaalada Nai robi ee dalka Kenya oo uu kahor geeridiisa ku xanuunsanayay.

Maxamed Xasan Barrow ayaa ahaa Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka waxaana uu ka mid ahaa fanaaniinta faro ku tiriska ah oo aan ka tegin dalkooda sod donkii sano ee la soo dhaafay.

Abwaan Cismaan Ibraahin Warsame (Hurre Walanwal)

Abwaan Cismaan Ibraahin Warsame (Hurre Walanwal) oo kamid ahaa bahda suuggaanlayda Soomaaliy eed ayaa geeriy ooday 15-kii isla bish an Disee mbar isaga oo ku geeriyooday M/Burco isaga oo 75 jir ah.

Abwaan Hurre oo ay wala alo ahaayeen Abwaankii Way naa ee Ibra hin Wars ame Ha draawi oo 18, 8, 2022 Hargaysa ku geeri yooday, waxa uu sannadkii 1948 ku dhashay magaalada Caynaba gudaheeda, halkaasi oo uu ku nolaa ilaa 10 jirkiisii, intaa kadibna waxa uu u wareegay nolosha miyiga iyo xoolo raac.

Waxa uu sheegay intii uu noolaa in uu tirinta suuggaanta bilaabay isaga oo 9 jir ah.

Musharrax Cabdicasiis Afguduud

Musharrax Cabdicasiis Afguduud Allaha u naxariistee waxaa Dorraad (19 Decemb er) gudihiisa geeriyoo day musharrax mad axweyne Cabdicasiis Afguduud oo ka mid ahaa Murashixinta Madaxweynaha Puntland.

Waxa u uku geeriyooday shil gaari oo ka dha cay wadada isku xirta magaa looyinka Boosaaso iyo Qardho, xilli u uku guda jiray ololihiisa doora shada.

Musharraxa ayaa la sheegay inuu ku wajah naa magaalada Qardho oo ay kasocotey qaban qaabada soo dhoweyntiisa.

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye

Khadiijo

Xildhibaanad aheydna Wasirad Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Waxaa taariikhdu markii ay ahayd 20-kii bishan December magaalada Ja buuti ee xarunta dalka Jabuuti ku geeri yootay Allaha u naxariistee wasiirkii Haweenka iyo Xuqu uqda Aadanaha ee Soomaaliya Khadiija Maxa med Diiriye.Khadiijo ayaa ka mid ahayd wafdiga Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galayay shirka Heritage.

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lasoo shaqe ysay dowladda federaalka Soomaaliya muddo ku dhow 20 sano, iyadoo xildhibaanad ahayd sidoo kalena dhowr jago wasiir soo qabatay.

Dhammaanba marxuumiintaasi taariiq ada galay alle ha u wada naxariisto gadooshooda alle nama fidneeyo Aamiin XIGASHO:-BBC

KHADIIJA MAXAMED DIIRIYE – MARWA DII SOOMAALIYEED EE BIRTA AHEYD

Waxa Khamiistii magaalada Muqdisho lagu Aasay Allaha u naxariistee Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee DFS, Xidigtii Siyaa sadda Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye. Waxa salaadda Janaasa da lagula tukaday teen dhada Afisyoone, waxa ka qeyb galay Madax weynaha JFS, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda, Ku Xigeenka R/W,Madaxdii dalka soo martay, Wasiirro, Xi dh ibaanno labada gole iyo mas’uuliyiin aad u fara badan.

Aniga Marxuumadda waxa aan ka nimid isku magaalo oo waxa aan aqiin xilligii gabarnimade eda maadaama aan saaxiib aheyn qaar ka mid walaalaheed oo aan isla soo kornay

Khadiija waxa dhalay Maxamed Diiriye Xaashi oo ahaa oday magac leh, xarrago badan oo to osnaan iyo qurux Ilaah u dhaliyay ,dabeecad iyo reer magaalnimana ay u dheereyd. Waxa uu ka mid ahaa saraakiisha Dowladda Hoose ee Jow har. Hooyadeed Aamina Axmed Colow (Aamina Yaake) waxaay aheyd qof Bulshaawi ah oo saaxiibo badan.

Khadiija in kasta oo ay ku dhalatay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ,waxa ay ku soo barbaartay magaalada Jowhar oo reerkoodu ilaa hadda ay deggan yihiin.

Waxa ay dugsiga Hoose/Dhexe uga baxday dugsigii Burey oo markii dambe loo bixiyay Dug siga Xasan Dhageey. 1979 markii ay galaaska lixaad ka baxday oo waxbarashada dusgiga dhe xe ku ekeyd ayaa waxaa ay gashay Dugsigii Tab abarka ee Xalane iyada oo ka mid noqtay Maca limiintii la dhihi jiray Biibi.

Waxa ay Bare ka noqtay isla dugsigii ay dhi gan jirtay sanado kooban. Khadiija M.Diiriye All aha u naxariistee maadaama ay aheyd qof aad u firfircoon, waxa ay durbo u wareegtay xafiisyo kala duwan oo maamulka gobolka Sh/dhexe, wa xase ay ku raagtay oo ugu waqtiga dheeraa Ma shruucii Fidinta Beeraha oo ay la shaqeysay tan iyo burburkii dowladdii Meliteriga.

Khadiija markii ay dagaalada sokeeye bilowd een waxa uu saldhig u ahaa dhalinyarada reer Jowhar ,xilli ay dalka ka jireen dagaallo sokeeye oo ba,an.

Khadiija Maxamed Diiriye 4 arrimood waa la gu xusuusan doonaa.

In ay aheyd gabadhii ugu waqtiga dheereyd oo Wasiir aan ka dagin waqtiyo kooban maahee 23 sano ee la soo dhaafay tan iyo Dowladii Carta ee 2000. Kartideeda ku xaqiisay in ay tahay Xid dig siyaasaseed oo laga maarmin.

Khadiija waxa ay xaqiijisay in ay ka xorowday liidanaan Soomaalida dhexdeeda oo dadka ay isku beesha ka soo jeedaan lagu riixo oo waxa ay meel iska dhigtay arigtada inferiority complex iyada oo rumeysneyd inaanu jirin qof ka sarreeya shaqsiyadeeda in uu Alle ka cabsi dheer yahay maahee.

Khadiija waxa lagu yaqiin dad isku heyn, gurigeeda waxa uu ahaa Kaam wax laga cuno oo daraasiin dad ah ay isugu yimaadaan waqtiyada cuntada. Qof naxariis badan , waxa ay hooyo u aheyd wiilkeeda Daaha oo lix ku ahaa caruurta 5ta ah ee ay dhashay ,qofkii ka reeba caruurte eda Daaha waa ay u caroon jirtay. Daaha waa wiil yar oo naafa ah oo hooyadii dhashay ay dey risay dibaddana ku tuurtay.

Khadiija wax hanti ah kama sameysan waqti gaa dheer oo ay siyaasadda ku jirtay . Khadiija dad ka reer Jowhhar-ka aad ayay ugu weynaay een .

Hadda ka hor iyadoo i bareysa Madaxweyne C/laahi Yusuf oo ay Wasiir ka aheyd dowladiisa ayaa nin la yiraahdo Xuseen Cali Seylaan oo Madaxweynaha la shaqeynayay uu yiri ninkan waa Wariyaha BBC ,Khadiija ayda inta ay soo boodday ku tiri waa walaakeey iga yar. Madax weyne C/laahi Yuusuf Allaha u naxariisto wuxu igu yiri ” Hadii Khadiija aad walaalkeed tahay ,hadda ogow anna wiilkeyga baa tahay”

Ilaaheey dambigeeda ha dhaafo.

Halka arin ee aan geerideeda deg degga ah ay muhiim tahay in ay inna xusuusiso waa in mo wdku inanga fogeyn, dadka masuuliyiinta dowla dda ah ay ogaadeen in sidaa iyo si ka fudud loo dhimanayo, loona baahan yahay in amaanada dadweynaha loo hayo loo guto si Alle ka cabsi uu ku jiro, dhamaanteenna aan halkaas wad aadi doonno.

W/Q: Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macallimuu

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

Aabbe Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr. Jimmy}, Hooyo Safiyo Xuseen Maxamuud , Habaryar Sahro Xuse en Maxamuud {Sahru uni}, Adeer Muxuddiin Axamed Jimcaale, Ead dooyin:- Salaado Axm ed Jimcaale ,Madiino Axmed Jimcaale,Xabiibo Axmed jimacaale, Maryan Axmed Jimcaale, Safiyo Axmed Jimca ale, guud ahaan Reer Axmed Jimcaale, Reer Maxamed Jimcaale, Reer Xasan Jimcaale, Reer Muxumud Jimcaale, Reer Xuseen Jimca ale, Ilmo Nuurto Jimcaale, Ilmo Aamino Jimca ale, iyo Ebbooweyaal:-. Maxamed Csimaa, Munasar Cismaan, Mahir Cismaan, Ayuub Cis maan ,Abbaay oyaal:- Xannaan Cismaan, Wardo Csimaan,Muna Cusmaan,,Ayaan Cism aan Cabbiir Cismaan iyo Reerjimcaale Ciga lle waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u Dirayaan Qaalid Cismaan & Naciimo C/qaadir Dorraad oo Sabti 23/12/2023 Gabar ugu dhala tay M/Muqdisho, Gabadhaas oo looga Magac-daray AAMINO HODMAN QAALID CISMAAN waxayna leeyihiin Alle haka dhigo Tii Soo Bar baarta oo Dalkeeda Diinteeda iyo Dalkeed aba Anfacda. Aamiin Aamiin Aamiin.



KUMA WIILKA SOOMAALIGA AH EE MARKII UGU HOREYSAY GARSOORE KA NOQONAYA KOOB KA QARAMADA AFRIKA EE 2024


Waxay ahayd wax u u jeclaa inuu noqdo markii uu yaraa - garsoore kubadda cagta – isa goo ciyaaraha xaafadaha deegaankiisa uu qaban jiray garsoor kooxaha ku ciyaarayey, xilliyada gaarka ee bisha ramad aanna uu qaban jiray garsoore.

Cumar Cabdulqaadir Cartan hadda waa gars oore caalami ah, wuxuuna BBC-da u sheegay inuu jeclaa inuu noqdo garsoore caalami ah, balse uusan jirin qof qoyskiisa oo isaga uga dayday garsooranimo.

Sanadkii 2014-kii ayuu Cumar sheegay in uu qaatay tababar garsoo ranimo uuna soo noqday garsooraha afaraad ee heerka saddexaad ee Soomaaliya.

Ciyaartiisii ugu horeysay ee garso ore dhex da ah uu noqday wuxuu dhexdhexaadiyey ciyaar heerka saddexaad oo dhexmartay kooxaha Midn imo Iyo Muqdisho. Halka 2016-kii uu noqday garsoore heerka kowaad ee Soomaaliya.

"Ciyaartii iigu dhibka badnayn anigoo ku cus ub garsoooranimada ayaa la ii dhiibay inaan dhexdhexaad iyo kooxaha heerka kowaad ee da lka oo ay wada ciyaarayeen kooxaha Hee gan iyo Jeeyo oo ka tirsan heerka koowaad ee hor yaalka Soomaaliya, runtii waxay igu yeelatay samayn iyo waxaan wax badan ka bartay waayo anigoo aad u yar ayaa la ii dhiibay rag waaweyn oo ciyaaraya iyo laba kooxood oo dalka looga ya qaan kuwa ugu waaweyn uguna adag” ayuu yiri Cumar.

Garsoore Caalami ah Cartan

Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan

Cumar wuxuu intaas ku daray in bishii Disee mbar sanadkii 2018-kii uu ku soo baxay liiska garsoorayaal loo doortay heer caalami ah. Ciyaartiisii ugu horeysay ee caalami ah wuxuu dhexdhexaadiyey ciyaar ka dhaday dalka Kenya oo ay ku wada ciyaarayeen labo kooxood oo ka kala tirsan kenya iyo Jasii rada Madagaskar.

"Walaahi ciyaarihii aan ka qabtay horyaalka Soomaaliya iyo kuwa aan ka qabtay dibadda waxaa wax badan fududaa kuwa dibadda waayo waxay ciyaaraha ahaayeen kuwa calami ah oo kooxuhu ilaalinayaan anshaxa waxaana xasuus taa ciyaartii igu horeysay inaan bixiyey hal jaalle” ayuu intaas ku daray Cumar.

Heerka uu taagan yahay Cumar iyo ciyaarihii uu dhexdhexaadiyey

Garsoore Cumar Cartan

Garsoore Cumar oo dhexdhexaadiyey naadiyada ka kala tirsan dalalka Sud an iyo Ethopia

Cumar hadda waa gar soore heer caalami ah oo u diiwaan gashan xirirka kubada cagta ee Afrika ee CAF iyo xiriirka kubada cagta ee adduunka ee FIFA.

Wuxuu sheegay in nidaamyo ay leeyihiin dhamaan xiriirrada caalami gaa ee dunida ka jira kuwaas oo hoos taga xiriirka kubadda cagta adu unka ee FIFA, sidaas darteedna isagu uu ka mid yahay garsoorayaasha u diiwan gashan xiriirka kubada cagta qaarada Afrika ee CAF.

Wuxuu sidoo kale Cumar ka qayb galay tababarro xirfadaha garsooraha oo caalami ah oo in ka badan labaatan garsoore oo Qaaradda Afrika ka socda loogu qabtay dalka Masar. Tartamadii ugu waaweyntaa ee Cumar Cabdiq aadir Cartan uu ka mid ahaa garsoorayaashi qa btay waxaa ka mid ahaa tartankii CAF Under20 iyo CAF under 23 ee Qaarada Afrika.

Cartan wuxuu kale oo uu garsoore ka ahaa ciyaartii finalka ee CAF under 23 oo sanadkan ka dhacday dalka Marooko una dhaxaysay dalka Masar iyo Marooko.

Sidoo kale Cumar wuxuu garsoore ka ahaa ciyaaraha Champion league ee Qaarada Afrika gaar ahan wuxuu si la yaab leh u dhexdhexaa diyey ciyaartii afar dhamaadka Koobkaas ee u dhaxay kooxaha Al-Ahli ee dalka Masar iyo Esperance ee dalka Tuniisiya.

Ciyaarihii is reebreebka koobka aduunka ee ka dhacay dalka Qadar ayuu garsoore Cumar dhexdhexaad iyey saddex ciyaarood oo ka tirs anaa kuwii loogu soo baxay koobkaas sanadkii 2021-kii oo ay ciyaareen dalalka Togo iyo Nami bia, Tansania iyo Benin.

Garsoore Cumar Cartan

isreebreebkii koobkii Adduunka ee 2022-kii Qad ar iyo Garsoore Cumar. Dhanka kale Cumar aya a sanad kan 2023-ka dhex dhexaadiyey ciyaar ka tirsan isreeb reebka koobka addu unka ee sanadka 2026-da la gu qabayo dalalka Maryaka nka, Mexico iyo Canada taas oo ka dhacday dal ka Koonfur Afrika una dhaxaysay Eswatini iyo Liibiya.

Xirirka kubada cagta ee Qaarada Afrika ay aa Cumar Cabdiqaadir Cartan u xushay liiska gars oorayaal qabanaya ciyaaraha koobka Qara mada Qaarada Afrika oo sanadka soo socda ee 2024-ka lagu qabanyo dalka Ivory Coast

Koobka kubada cagta ee Qaaradda Afrika ayaa la qorsheynayey in sanadkan 2023 la qabto hase yeeshee dib u dhac ayaa ku yimid oo sida la qorsheeyey waxaa la qaban doonaa 13-bisha janaayo ilaa 11 febraayo sanadka 2024-ta.

Cumar wuxuu sheegay inuu bixiyey kaadhka cas ilaa 2 jeer dhamaan tartamada caalamiga ku badda cagta ee uu ka qabtay Qaarada Afrika.

Arinta cajiibka ah ayaa ah in sidoo kale Cu mar Cartan uu yahay garsoo raha kaliya ee Soo maaliyeed ee u tababaran in uu isticmaalo VAR, wuxu una ku qabtay habkan tartamo ka dha cay Afrika, isagoo haysta shahaa dada aqooneed ee garsooren imada VAR.

Garsoore Cumar Cartan

Garsoore Cumar oo garsoore VAR hayey kulan ciyaareed Qaarada Afrika ah

Waa kuma Cumar

Qoraalka sawirka,Cumar oo dhexdhexaadina yey kulankii Namibia iyo Togo isreebreebka koobka aduunka Cumar Cabdiqaadir Cartan oo ah aabbe xaas iyo hal wiil leh waxaa sanadkii 1995-tii uu ku dhash ay xaabada Buulo-xuubeey ee degmada Wad ajir ee magaalada Muqdisho.Heerkiisa waxba rashada hoose, dhexe iyo sare ayuu ku qaatay isla Muqdisho isagoo heerka kowaad ee jaama cada ku qaatay daraasaadka horumarinta.

Wuxuu BBC-da u sheegay inuu heerka uu gaaray arsoorka kubadda cagta ee Qaarada Afrika ay ugu suurto gashay dadaal shaqasi ahaaneed oo muujiyey iyo kordhinta aqoontisa.

Wuxuu sidoo kale sheegay inuu rajaynayo inuu qaban doono kulamo waaweyn oo ka tirsan koobka aduunka.XIGASHO:-BBC

Kenya Oo Xirtay Sarkaal Shabaab Dhalinyaro Uga Qorayay Mombassa

Sarkaalkan ayaa waxaa xabsiga dhigay ciidanka la dagaalanka argagixi sada ee ATPU-da oo baaritaan ku wa day, kadib markii lagu eed eeyay inuu dhalinyaro u qora yay Al Shabaab.

Baadhitaanno ka dib, bo oliisku waxey ogaadeen in sarkaalku aanu ahayn nin Shabaab askar u qorayay ba lse uu ka tirsan yahay koo xda argagixisada ah. Booliska ayaa sheegay in askariga uu beegs aday dhalinyaro ka soo jeeda ismaamulka Tana River.

Waxaa lagu soo bandhigay Maxkamadaha Sharciga ee Shanzu halkaas oo sidoo kale lagu soo oogay dacwad ah in uu haystay daroogo.

Waxaa xiray saraakiisha ATPU ee Malindi 22-kii Noofambar waxaana lagu hayay saldhigga booliiska Malindi oo baaritaan lagu hayay 28-kii maalmood ee ugu dambeeyay.

December 21, Sarkaalka ayaa la horgeeyay Maxkamadda Sare ee Magistrate, Shanzu ee Mo mbasa, halkaas oo lagu soo oogay afar dacwa dood oo ay ku jiraan hurin rabshado.

Askariga ayaa diiday eedeymaha loo soo jeediyay, waxaana lagu xiray xabsiga Shimo La Tewa inta uu go’aan ka gaarayo codsigiisa dam maanad qaadka.

Amniga kaniisadaha dalalka Yurub oo la xoojiyey (Maxaa soo kordhay)

Faransiiska, Jarmalka iyo Austria ayaa ka mid ah dhowr waddan oo Yurub ah oo kor dhinaya hubinta ammaanka iyo ilaalinta kaniisadaha ka hor dabaaldegyada Christmas-ka oo bilaabanaya caawa oo taariikhdu soo galayso 25ka Disembariyada oo laga walaacsan yahay khatarta weeraro arg agixisanimo oo suuragal ah

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Darmanin ayaa faray booliska inay kor dhiyaan joogita ankooda Kaniisadaha dalka oo dhan si ay u ilaaliyaan Masiixiyiinta isugu imaa naya xafladaha Kirismaska ​​.

Jarmalka deriska la ah, mas’uuliy iinta ayaa sidoo kale xoojiyay dadaal kooda amniga.

"[Booliska] waxa ay sameyn doo naan wax kasta oo aan caawa awoodno si aan u sugno am maanka dadka soo booqanaya kaniisadaha habe enka Christmas-ka,” ayuu yiri taliyaha booliiska Cologne Michael Esser.

Booliska ayaa habeenimadii sabtida ku baar ay kaniisada eeyo wax uriya,kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in kooxo islaamiyi inta ay qorsheynayaan weerar ay ku qaadaan kani is ada maalmaha ciida masiixiga ama sana dka cus ub, sida uu hadalka u dhigay. Booliis ku waxay kula taliyeen dad ka soo boo qanaya kani isada ha inay san qaadan wax boorso ah si ayu ga fo gaadan dib u dhac ku yimaada hubinta amniga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip