
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 23-KA DICEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sala adda Janaa sada ku tukaday Marxu um Khadiija Maxamed Diiriye
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud
oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka iyo wafdi heer wasiirro ah oo ka socday dowladda aan walaa laha nahay ee Jabuuti ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle ku tukaday salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Haween ka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay sida dadka
Soomaaliyeed ay ugu mur ugoodeen geerida Marx uumadda, taas oo muujineyso doorkeeda hoggaam ineed, kartideeda iyo daddaalladii ay ku bixisay dib u yagleelidda dowlad nimadeenna, horumarinta iyo samata bixinta bulshada xilliyadii adkaa ee uu soo maray dalkeenna.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadda janaasada kaddib si gaar ah uga tacsiy eey carruu rteeda iyo xubno ka mid ah qoyska, isaga oo Alle uga baryey Marxuuma dda in hoygee da ka yeelo jannatul fardowsa samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo Qaranka Soom aaliyeed oo ay qiimo weyn ugu fadhiday Wasiir Kha diija Maxamed Diiriye.
Madax ka tirsan 2-da Gole oo Shalay saxiixay buugga tacsida ee marxuumad Khadiijo Axmed Diiriye
Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan BFS ayaa Shalay saxiixay buugga Tacsidaee ee Allaha u naxa riistee marxuumad Ex wasiirkii Haweenka Marx uumad Khadiijo Maxamed Diiriye.
Saxiixa buugga tacsida oo lagu qabtay hoyga mar xuumaddaasi,waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee gol aha Shacabka Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Sama tar,xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wa siiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo xubno kale.
Maxamed Shuriye Nuur oo kamid ah , Guddigga qabanqaabada tacsida ayaa sheegay in tacsida marxuumad daasi oo loo fadhiyo maalintii labaad ay socon doonto muddo Todobaad ah.
Dhammaan mas’uuliyiintii ka qeybgalay saxiixa buugga tacsida ee marxuumad Khadiijo Axmed Diir iye, waxa ay Alle uga baryeen Janatul ardow sa,eheladii ay ka tagtayna waxa ay fareen samir iyo iimaan.
Marxuumad Khadiijo Axmed Diiriya waxa ay20-kii sano ee la soo dhaaa fay ka soo qeybqaadatay dhism aha iyo geedi socodka dowladnimo ee ka hi rgalay dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh "Dast uurka waa document nool”
Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxam uud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dham eys tirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta.
"Dastuurka waa in uu ka jawa abo waxa ay umadda Soomaaliy eed rabaan.”
"Dastuurka isagaa ka hadlaayo sida wax ka be del loogu sameyna ayo,dastuurka waxaa la gaarsiin doonaa ururada bulshada qeybaheeda kala duw an,dowladnimada waa inaan u ogolaano inay korta,
Dadka Soomaaliyeed waxaan rabaa inaan u sheega in dunida oo dhan ay nasoo wada fiiriney sa,daga alka Khawaarijta waa uu socda wuuna socon doonaa gooba cusub ayaana laga sii qab sanayaa,Khawaarijta Fursada u furan Shalay waa in ay isisoo dhibaan kuwa Soomaalidah, kuwa ajaanibta ah ee dalalka kale ka soo jeeda waa in dalkooda ay ku laabtaan iyo meshey ka soo jeed een ayna cafis weydiistaan”.
Sidaasi waxaa yiri madaxweynaha JFS oo khud bada salaaddii Jimcaha ee Shalay ka jeediyaya masaajidka Shuhadada.
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay dilka horjooge sare Macallin Ayman
Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaa shadeen Ci idanka dowladda Soomaa liya iyo Ciidamada Ma reykanka ayaa lagu dilay Macalin Ayman oo ahaa horjooge sare oo katirsanaa kooxda Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa shee gtay macalin Ayman inuu ahaa horjo oge ka dam beeyay abaabulka we eraro Shabaa bku ka geysteen gudaha dalka iyo dalalka dariska, dilkiisuna uu yahay qodax ka siibantay dadka Soomaaliyeed.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheeg tay inay ka go'an tahay beegsiga horjoogaya asha Alshabaab iyo dagaalamayaasha kooxdaas. Wa xayse tilmaamtay inay weli fursad u haystaan in ay isku soo dhiibaan dowla dda dibna dadkooda uga mid noqdaan si ay naftooda uga badbaad sadaan hawlgalka Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caal amiga ah.
Xuseen Macallin: Shabaab waxaa na ga go'an inaan soo afjarno inta aan la gaarin bisha febraayo 2024
La taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud ayaa sheegay, in illaa iyo bisha febraayo ee sanadkan uu qaadan doono howlgalka kooxda Shabaab looga xoraynayo Galmudug iyo Hirshabeelle.
La taliyaha amniga ayaa sheegay, inuu howlgal ka hadda dib u bilowday, ka dib markii waddooyinkii ay biyuhu xireen dib u furmeen.
Wuxuu sheegay, dowladda Soomaaliya iyadoo cashar ka qaadanaysa weeraradii khasaaraha bad an dhaliyay ee dhacay, inay si feejignaan ah ay dib ugula wareegayso degaannadii ay kasoo baxeen ciidamada dowladda.
"Dagaalka Ka dhanka ah Khawa ar ijta Wajigiisiii koobaad waa soo af me ermay, waxaana qorshaha noogu jiro in si dhaqsi leh loo soo afjaro dag aal kaan ka hor Bisha February ee 2024,” ayuu yiri la taliyaha amniga qaranka.
Wuxuu sheegay, Soomaaliya inay guul weyn u tahay, iyadoo aan kaa shanayn ciidamo shisheeye inay ciidamadeeda qalabka sida iyagu dagaal kala hortageen kooxda Alsha baab.
La taliyuhu wuxuu sheegay, howlgallada Ko onfur Galbeed iyo Jubbaland inay ku yimaadeen dib u dhac sababa la xiriira roobabka kala xiray waddooyinkii la mari lahaa.
Wasaaradda /Qorshaynta XFS oo soo bandhi gtay Nidaamka Isku-dhafan ee Kormeerka & Qiimaynta Qaranka
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqal aaha Xu kuumadda Federaalka Sooma aliya ayaa magaalada Muqdi sho ku qabatay shir lagu soo ba ndhigayay Nidaa mka Isku-dhafan ee Kormeerka iyo Qiimaynta Qaranka.
Kulanka waxaa ka soo qeybgalay Waaxaha Qor sheynta, Kormeerka iyo Qiimaynta hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, wax aana kulanka khudbad furitaan ah ka jeediyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Md.Maxamed Shire, iyo Agaasima ayasha Guud ee Dowlad Goboleedy ada Galmudug iyo Hirshabelle, Md. Cabdullahi Cumar Aadan iyo Xas an Cabdi Soomane iyo Agaasim aha Waaxda Qor sheynta ee Wasaara dda Qorsheynta Qaranka, Md Muuse Maxamed Cusmaan.
Agaasimaha Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qor sheynta Qaranka, Mudane Maxam uud Siciid Nuur ayaa faahfaahiyay muhii hamdda uu nidaamkan isku-dhafan uu leeyahay, waxa uuna shee gay in uu awood badan siinayo hay’ adaha Dawladda, fududeynta helidda xog dha maystiran.
Sidoo kale, nidaamkan wuxuu sahlayaa In ma shaariicda Dawladdu fuliso iyo kuwa Hay’adahu ful iyaan si dhow loola socdo, In mashaariicda Soomaa liya lagu salayeeyo baahida shacabka Soomaal iyeed iyo u xaq sooridda Gobolada iyo Degmoo yinka Soomaaliya, si simanna looga fuliyo masha ariicda oo dhan.
Ugu dabayntii, in go’aamada dawladdu qaadan ayso lagu saleeyo xog cad oo la hubo. (Evidence decision making), waxaana uu qeyb wayn ka qaadan doonaa uruurinta xogta, falanqeynteeda si loo soo saaro xog ay leedahay ummadda Soomaa liy eed,waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ayaa ba lan qaaday in nidaamkan u uku dhaqangali doono ugu badnaan muddo lix bilood ah.
Mahad Salaad oo Habeen hore qaaday tallaabo hadal-heyn badan abuurtay
Taliyaha hey’adda Nabad Sugidda iyo Sird oonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa Hab een hore si lama filaan ah ku tegay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho xilli ay aad u camirneed.
Dad badan oo dhalinyaro ah ayuu xeebta ugu tegay Mahad Salaad, isagoo salaan la maray, kana xog warey tay xaaladaha amni ee magaalada.
Durbadiiba hadalheynta tallaabada uu qaaday Mahad Salaad ayaa qabsatay baraha bulshada, waxayna dadka Muqdisho aad u falanqeyna yaan amniga caasimadda.
Sanadihii lasoo dhaafay waxaa dhif iyo naadir aheyd in la arko ama fagaarayaasha xasaasiga ah sida Liido uu tago Taliyaha Sirdoonka Soomaa liya.
Hadal-heybta ugu badan waxay ka dhalatay kalsoonida uu qabay Mahad Salaad oo dadka dhexgalay, kuwaas oo sawirro la galay, sidoo kale waxay dadka qaar sheegayeen in uusan wadan ilaalo badan.
Amniga magaalada Muqdisho oo soo hagaagaya ayaa suurta gelay in madaxda ugu sareysa qaranka ay kalsooni ku tagaan goobo uu amnigoo du xasaasi ahaa sanadihii lasoo dhaafay.
Taliyaha NISA waxaa lagu amaanaa waqtiga uu geliyey sugidda amniga caasimadda, sidoo kale hey’adaha kale ee amniga sida booliska ayaa ammaan ku helay shaqada muuqata ee Muqdisho laga qabtay sanadkaan.
Liido ayaa ka mid aheed goobaha ugu weearar ada badnaa Muqdisho waayihii amni darrada, sidoo kale waxaa habeen iyo Shalay kasta xeebta isugu tagta dhalinyaro badan oo jawi ku soo qaata xeebta, dadka Muqdisho ayaa aad u mahddinaya amniga caasimada oo soo hagaagaya.
Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku riday Hodan Diiriye iyo Ibraahim Ismaaciil
Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada qal abka CQ//sida ee Soomaaliyeed ayaa Shalay xukun dil ah ku kala riday laba eedeysane oo dilal horay u ga geestay degmada Beledxaawo ee gobolka Ge do. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday Hodan Diiriye Xu seen oo lagu helay dil bareer ah degmada Baled xaawo ugu gees tay ninkeeda, waxaana maxkam adda ku heshay ha weeneydan eedeymaha dilka ah ee loo soo jeed iyay.
Sidoo kale maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday Dable Ibraahin Ismaaciil Dhibil Salaad oo lagu helay isna in dil bareer ah deg mada Baledxaawo ugu geestay askari katirsa naa ciidanka booliiska.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maa lmahan waday dhageys iga dacwada dilka ah ee loo heestay labadan gacankudhiigle , iyadoona maxka madda ugu dambeyn Hodan iyo Ibraahim ku riday xukun dil ah.
Dagaal 70 xubnood looga dilay Shabaab oo ka dhacay…
Warbaahinta Maamulka Jubbaland ayaa baahis ay in maleeshiyaad ka badan 70 xubnood Al-Shaba ab looga dilay dagaal culus oo Shalay ka dhacay go bolka Jubada Hoose.
Ciidamada Jubbaland iyo Guutada 16-aad ee ku maand ooska Danab ayaa galay godad waaweyn oo gabaad u ahaa kooxda Al-Shabaab, halkaasna waxaa lamsheegay inuu ka dhacay dagaal aad u qaraar oo looga guul eystay kooxda.
Deegaanka uu da gaalkaasi ka dha cay ee Shab aab lagu we eraray waxaa lagu magaca abaa Abo odin, wuxuuna ka tirsan yahay gobolka Jubada Hoose.
"70 tiro kor u dhaafeysa oo isugu jira malee shiyaad iyo horjoogayaal ayaa looga dilay Khaw aarijta dagaalkaas oo ahaa mid toos ah iyo duqe ymo xaga cirka ah oo ay fulinayeen diyaaradaha sa xiibada Soomaaliya ka caawiya la dagaalanka arga gaxisada,” ayaa lagu yiri war uu baahiyey TV-ga Jubbaland.
Dadka deegaanka Aboodin ayaa noo xaqiijiyey in kooxda Al-Shabaab ay ka baxeen halka uu dag aalka ka dhacay, iyaga oo wata meydad tiro badan iyo dhaawacyo.
Sidoo kale warbaahinta Jubbaland waxay baa hisay qeyb ka mid ah muuqaal laga duubay dag aa lka lagu dilay xubnahaas Shabaabka ah oo toos u socda, ciidamada Danab ayaa laga duubay mu uqaalkaas, waxaana la arkayaa iyagoo toos u dag aalamaya.
Maalmahaan Shabaab-ka dagaalamaya Jubbala nd waxaa ku socda howlgallo culus, habeen hore galbeedka Kismaayo howlgallo ka dhacay waxaa la gu laayey horjooge sare iyo maleeshiyaadkiisii, ku waas oo halkaas lagu soo afjaray, sida uu warbaa hinta u sheegay afhayeenka ciidamada Jubaland. Sidoo kale duqeymo culus ayaa ka dhacay magaal ooyin ay ku jirto Jilib, waxaana lagu beegsaday xu bno sare oo Shabaab ah oo uu ku jiro sarkaal lagu magacaabi jiray Daa’uud Khaliif, kaas oo horay Mareykanku uu madaxiisa u dul dhigay 10 milyan oo dollar.
Sida ay noo sheegeen saraakiisha ciidamada, deegaanada Jubbaland waxaa toos uga bilowday wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab, kaas oo dowladda Soomaaliya ay qorsheysay in Jubaland iyo K/Galbeed uu ka bilowdo markii Galmudug iyo HirShabeelle lagu soo xoreeyo wajiga 1aad.
Gud/ SoDMA oo Mudisho ku daa hfuray Shirka Ansixinta qorsha ha istiraatiijiyadda SoDMA (2024-2029)
Guddoomiyaha Hay’adda Maar eynta Musiiboyi nka Qaranka Md.Maxamuud Macallim Cabdul le ay aa Shalay Magaalada Muqdisho ka daahfuray Shir ka Ansixinta qorshaha istir aatiijiyadda shanta sano ee soo socta ee hay’adda SoDMA (2024-2029).
Shirkaan waxaa aaladda fogaan arag ah ee (Zo omka) uga qaybgalay Qaar ka mid ah Wasiirada Gargaarka dowlad Go boleedyada sida Galmudug iyo Koo nfur Galbeed, Wakiilo ka soc day Maamulka Jubbaland, iyo hay’a daha deeq bixiyaa sha ah ee xiriirka dhaw la leh SoDMA, waxa ana shir kaan si gaar ah looga tashanayey waxqab ad ka hay’adda shanta sano ee soo socta.
Shirkaan ayaa waxaa lagu ansixi yay waxqaba dka istiraatiijiyadda hay’ adda u qorshaysan, taas oo lixdii bilood u danbaysay ay waday la tash ayad eeda ay la qadanayso qaybaha kala duwan ee bul shada rayidka, bee sha caalamka, iyo wasiir ada gargaarka dowlad goboledyada.
CXDiyo kuwa deegaanka oo howl gal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaasha anaya ku wa dib u xoreeynta deeganka ayaa Shalay howlgal sif eyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo miino oyin looga saaray.
Taliyaha Guutada 17-aad ee Kum aan dooska Gorgor Gaa shaanle Saa hid Jaamac Faarax iyo khaliif Cumar Macallin Nuur ayaa xaqiijiyey in la su gay amniga guud ee degmada Ceeldheer.
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sii wada howlgall ada amniga lagu xaqiij inayo ee argagixis ada looga sifeynayo deegaannada Gobolka Galgaduud, iyaga oo maalmihii ugu dambeeyay gaaray guulo waa weyn.
Madaxweyne Laftagareen oo Dhiiro-gelin u sameeyay ciyaartoyda KG mataleysa
Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Gallbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed ay aa Shalay qada Sharaf ugu sameeyay xarunta mada xtooyada xidigaha xulka kubadda cagta ee Koonfur Galbeed
Madaxweynaha ayaa Wasiirka Dha linyarada iyo madaxda Xiiriirka kubadda cagta K/Galbeed ka dha gaystay shaqooyinkii baaxad lahaa ee bilihii lasoo Dhaafay ay wadeen iyo diyaar garowga xulka kuba da cagta ugu jiraan ciyaaraha dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ee ka furmaya Muq disho.
Laftagreen ayaa guul u rajeeyay xulka ciyaarto oyda Koonfur Galbeed, isagoo sheegay in ay garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka ,isla markaana ay rajo weyn ka qabaan in guul weyn ay soo hoyin doonan tartan Ciyaareedka Magaalada Muqdisho ka furmaya.
Tartanka kubadda cagta ee ka furmaya M/Muq disho ayaa sanandkan waxaa ka maqan ciyaa rto ydii matelayay maamulka Puntland, wax aana sann adkan ciyaaraha afar maamul goboleed iyo maam ulka gobolka Banaadir ciyaartoy matal eysa.
Mid ka mid ah shaqaalihii la soc day markab ganacsi oo ay afduubteen burcad badeed Soomaali ah, oo dhaawac ah ayaa lagu guuleystay in ciidamada badda Hindiya ay ka daad gureeyaan markabka MV Ruen.
Sida la sheegay, ninkan oo qaba dhaawac aad u cu lus, kana mid ahaa shaqa alaha markabka, ayaa wax aa toogtay kooxda burcad badeedda, intii uu socday howlgalka afduubashada.
Ciidamada badda ee Hindiya ayaa u suur tag ashay in ay xaqiijiyaan sii deynta badmaaxa dhaa waca ah iyaga oo wada hadal la yeeshay horjooga yaasha burcad-badeedda.
Waxaa loo qaaday deked kutaala dalka Cuma an, si uu u helo daryeel caafimaad oo aasaasi ah.
Markabka MV Ruen, ayaa weli gacanta ugu jira burcad badeedda So omaali ee qafaashay 14-kii December. Markabka ayaa haatan lagu haystaa meel kuta ala xeebaha bariga fog ee Puntland.
Weli lama oga in burcad badeedu ay dalbadeen lacago madax furasho ah sidii horey loogu yaqaan ay kooxaha burcad badeedda.
Kulan looga hadlayay ilaalinta nab ad galyada oo lagu qabtay Ceel dheer
Kulan ay yeesheen laamaha Amniga Ceeldheer iyo dadka deegaanka ayaa waxaa ka qeyb galay qaybaha kala duwan ee bulshada,iyadoo u kulanka salka u hayay u kuur-galid iyo is xog-wareysi ku aadan xaaladaha nabad galyo ee ay ku sugan yih iin. Taliyaha Guutada 24-aad Khalid Binu-Waliid Gaashaanle Maxamed Dhegaweyne oo la hadlay warbaahinta qaranka aya a u sheegay in loo baahan yahay in laga wada sha qeeyo sidii loo ilaa lin lahaa Amniga iyo xasiiloonida magaala da ,dhanka kale naha waxaa uballan qa aday inay ka sifeyn doonaan Khawaarijta si wada jir ahna ay uga shaqeyn doonaan nabad galayada.
Taliyaha ayaa ka dalbaday dadka deegaanka in ay ciidamada ku garab istaagan shaqada sugidda amniga,doorfirfircoona ay ka qaataan ciribtirka Kha waarijta.
ATMIS oo saldhig ciidan ku wareeji say Ciidanka Xoogga Dalka Soom aaliyeed
Howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS, ayaa ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka, saldhi gga hawlgelinta ee Horillow oo kamid ah saldhi gyada ciidamada ATMIS ay kaga sugnaayeen dega anada dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Wareejintan ayaa qeyb ka ahayd wajigii 2-aad ee dhimista 3,000 oo askari oo ATMIS ah, taasoo qayb ka ah hindisaha ballaaran ee kala guurka.
Saraakiisha ATMIS ayaa sheegay inay ka go’an tahay in mas’uuliyadaha amniga ay si joogta ah ugu wareejiy aan gacmaha Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaali yeed ayaa badi la wareegay xarumaha ay baneeyeen ciidam ada ATMIS ee dalka laga saarayo. Dhawaan ayay ahayd markii Ciidanka Xoogga Dalka ay la waree geen ammaanka madaxtooyada Soomaaliya.
Qaraar kasoo baxay golaha amm aanka ayaa far aya howlgalka ATMIS in bishaan December lasoo gabaga beeyay wajiga labaad ee dhimista ciidanka Soomaaliya ku sugan. Dowladda Soomaaliya ayaa qors heynaya inay ciidamadeeda helaaan dib u qal abayn xooggan, ka dib markii dalka laga qaaday cunnaqabatayntii hub ka ee saarnayd.
Ceelwaq oo xaaladda adag laga soo warinayo,ka dib daadad ka dhashay Roobab ka da’ay
Degmada Ceelwaq ee Gobalka Gedo oo ka mid ah degmooyinka ay sida ba’an u saameeyeen da adadka xooggan ee ka dhashay El-nino, ayaa wax aa halkaas ka jirta xaalad adag oo dhanka nolasho ah, iyadoo wali gudaha xaafadaha degmadas biyihii ku soo rogmaday ay fadhiyaan.
Dhamaan dadkii shacabka ahaa ay aa ka barakacay gudaha degmada Ceelwaaq, iyaga oo daadsan daafaha iyo tuuloyinka ku dhaw degmada.
Sawirro laga soo qaaday xafadaha Ceelwaaq ayaa waxaa lagu arkayaa biyo xoogan oo magaal ada dhex- fadhiya kuwaas oo midab koodu isbada lay ayna adagtahay in la dhexm aro,waxaana sidoo kale duugmay Ceelashii biyaha iyo Musqulihii dadka isticmaali jireen.
Goobahii Waxbaarshada,Cafimaadka iyo Cib aadada ayaa guud ahaan xiran, waxaana sare u kac uu ku yimid Mac iishada qaybaheeda kala du wan.
Somaliland oo beesha caalamka la wadaagtay walaac ay ka qabto xaal ada ammaan ee Badda Cas
Xukuumada Somaliland ayaa beesha caalamka u gu baaqday in ay si deg deg ah usoo farogaliso xaalada ammaan daro ee budhcad badeedu ka abuurtay Badda Cas. Wasaaradda Arrimaha Di badda iyo Iskaashiga Caa lamiga ah ee Somalil and, ayaa kulan xasaasi ah oo ay isugu yeedhay wakiilada dalalka shisheeye ee Somaliland ku sugan iyo hay’adaha ay wada shaq aynta leeyih iin, si ay ula wadaagto xiisada kasoo cu sboonaatay Badda Cas, gaar aha ana budhcad badeeda.
"Si toos ah ayay ah ayay u taaban aysa isu soc odka ganacsiga Somali land, taas oo caqabad ku ah isu socodka badeecadaha, caqabadna ku ah hor umarkeena dhaqaale. "Illaa 17,000 oo markab iyo 12% ganacsiga caalamiga ah ayaa sannad walba mara Badda Cas" Wasiirka Arrimaha Dibadda Som aliland Ciise Kayd Maxamuud ayaa sida yidhi.
"Markab kasta oo mara kanaalka Suweys ee u socda ama ka imanaya badweynta Hindiya ayaa jid kan isticmaala, markaa waxaad arki kartaa sida xaa laddu u daran tahay.” Ayuu Wasiir Kayd sii raaciyay hadalkiisa.
Warsaxaafadeed kasoo baxday wasaarada arr imaha dibada ayaa lagu sheegay in Somaliland ay maamusho xeeb dherer keedu leegyahay 850 KM, isla markaana ciidamadeeda xeebuhu ay ku guul ay steen in ay si buuxda u sugaan amaankeedaisla markaana ay Somaliland door wayn ka ciyaarto is waydaarsiga xogaha amaan ee Gacanka Cadmeed.
Xukuumadda Somaliland waxay ay sheegtay inay ka go’an tahay ilaalinta shuruucda caalamiga ah ee badaha, ayna beesha caalamka ugu baaqay so inay si degdeg ah oo degdeg ah wax uga qabt aan arrinta soo korodhay isla markaana ay diyaar u tahay inay gacan ka geysato dadaallada amniga gobolka iyo iskaashiga si loo yareeyo khatar kasta oo gobolka ku soo wajahan
Hoggaamiye Firdhiye: Talada SSC Khaatumo wax garaad tuurta ku qaato ka wayn18
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Ax med Aw Cali (Firdhiye), ayaa kasoo horjeestay wa rarka shee gaya in Laascaanood ay dib ula mido obayso Maamulka Puntland.
Firdhiye oo la hadlay dadw ayne soo buux dhaafiyay afaafka hore ee qasrigiisa Laascaanood oo doonayay in loo caddeeyo masiirka SSC Kha atu mo, ayaa sheegay in talada SSC Khaatumo anay ahayn wax fudud oo qof go'aan ka gaadhi karo."Talada SSC Khaatumo wax garaad tuurta ku qa ato ka wayn, wax Cabdiqaadir ku talo bixikarayana maaha, talada SSC Khaatumo Shalay waxay ka go'ada kii dhintay ee xabaasha lagu riday, waxay ka go'ada kii ki dhaawacmay, ka difaaca ku jiray ka go'ada" ayuu yidhi Firdhiye.
Firdhiye waxa uu sheegay in anay suurtagal ahayn in SSC Khaatumo lagu daro maamulka Puntland "Maamu lkeena aan madaxda ka ahay, ma yeel ayno, mana dhici karto in meel kale lala aado oo lagu daro" ayuu shac abka ugu laab qaboojiyay Hoggaamiye Firdhiye.
Firdhiye ayaa sheegay in shacab ku ay talada masiirka SSC Khaatumo qayb ku yeelan doonaan oo la dhaga ysan doono waxa ay qabaan, isla mar kaana go'aan cad oo deg deg ay ka soo saari doo naan waxa laga yeelayo masiirka SSC Khaatumo.
Dhinaca kale, Garaad Jaamac Garaad Ismaa ciil, oo kamid ah gara adada ugu waa wayn ee SSC Khaat umo, ayaa sheegay in garaa dadu mawqif kooda caddayn doon aan mudo 48 saacadood guda heed ah, garaadkii is caddayn waayana lala xisaabtami doono.
"48 saacadood ee soo socda garaad waliba wuu hadlayaa, garaadkii hadli waaya, ee mawqifkiisa caddayn waaya, Cabdiqaadir waxaanu leenah ay adaa caddayntiisa lagaa doonayaa, hada talo ayaa loo fadhiyaa garaadadii oo dhan iyo isimadii oo dhan ayaa u fadhiya" ayuu yidhi Garaadku.
Amiirka cusub ee Boqortooyada Kuwait oo xilka loo dhaariyay
Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax ayaa loo dhaariyay inuu noqdo amiirka cusub ee boqort ooyada Kuw ait, kadib kalfadhi gaar ah oo golaha qaranka ee dalkaasi ay yeesheen, Amiirka cusub ayaa waxa uu ballan qaaday inuu yahay "muwaadin daacad u ah dadkiisa iyo dalkiisa.”
Amiirka cusub ayaa khudbaddii ugu horreysay ee uu ka hor jeediyo Golaha Shacbiga waxa uu ku dhaliilay Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada, waxaana uu ku eedeeyay in ay danta shacabka wax u dhimayaan.
Waxaanu yiri "Waxaan khudbadeh eenii hore ku adkaynay in ay jiraan xuquuqo qaran oo ay waajib tahay in ay fulaan, kuwaas oo hay’adaha sharci dejinta iyo fulinta qaranka iyo shacab kaba dan u ah, sidaa darteed ma aynaan arag wax isbedel ah ama sixid ah oo arrintaas lagu sameeyay, balse arrintu waxay gaartay markii awoodaha fulinta iyo sharci dejintu ay is kaashadeen oo ay isla garteen in la dhaawaco danaha dalka iyo dadkaba.”
Dowladda Sheekh Axmed Nawaf Al-Axmad Al-Sabaax oo uu dhalay Amiirka geeriyooday ayaa istiqaalade eda u gudbisay Sheekh Mishaal.
Sheekh Mishaal waxa uu la ware egay xilka Amiirka cusub ee Kuwait ka dib geeridii Amiir Nawaf Al-Ahmad Al-Sabaax ee December 16-keedii, 2023-ka, isaga oo 86 jir ah, kadib markii uu xukumay Kuwait saddex sano.
Wasiir Najib Balala oo Xabsi la dhigay iyo dambiga lagu eedeeyay oo la ogaaday
Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa xabsi ga dhigay wasiirkii hore ee dalxiiska dalka Ke nya Najib Balala ,waxaana wasiirka la xiray iyo saraakiil kale oo Kenyan ah la horgeeyay max kamad.
Wasiir hore Najib Balala ayaa lagu eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq iyo wax isdaba marin intii uu xilka ha yay, waxa uuna wasiirkan noqo na yaa kii ugu horeeyay oo loo xiro musuq maasuq tan iyo markii uu xilka qabtay madaxweyne William Rutu.
Wasiirkii hore ee Dalxiiska dalka Kenya ayaa xilkaasi hayay muddo 12-sanno ah, waxa uuna lasoo shaqeeyay kana tirsanaa saddex xukuumadood oo katirsanaa doowladda Kenya, waxa uuna kamid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan uguna samaeynta badan dalka Kenya.
Jen.Al Burhan oo ka carrooday magaalo laga qabsaday una hanjabay Saraakiil fududeesay
Ciidamada milatariga dalka Sudan ayaa si fudud ku lumiyay gacan ku heynta magaalo istaraatiiji ah oo kutaalla dalka Sudan, waxaana magaaladaasi la wareegay ciidamada gurmadka deg dega ee loo yaqaan RSF.
Ciidamada RSF ayaa qabsaday magaalada ista raatijiga ah ee Wad Madani, waxaana magaaladan sideedii bilood ee dagaalka ka socday dalka Sudan si buuxda gacanta ugu hayay ciidamada Milatariga Sudan.
Hoggaamiyaha milatariga dal ka Sudan Jeneraal Cabdifat aax Al Burhan ayaa si adag uga hadlay qabsashada magaaladan ee ciidamada RSF, waxa uuna Al Burhaan eede eyay saraakiishii iyo ciidankii magaaladaasi joogay, isagoona fariin hanjabaad ahna u diray.
"Taliye kasta oo khalad lagu helo waa loo qabs an doonaa, kuwa lagu helo inay ka bixitaanka ka dambee yeenna ayadoo aan loo naxariisan ayaa lagula xisaabtami doonaa” ayuu yiri hoggaamiyaha milatariga Sudan.
Magaalada Wad Madani ee gobolka Gezira Sta te waxaa gacanta ku hayay milatariga dalka Sudan, waxaana magaaladaasi hadda isaga qaxay dad gaaraya 300,000 oo magaal adaasi si nabdoon ugu noolaa bilooy inkii dagaalka sukeeye ka socday qeybo kamid ah Sudan.
Xamaas oo shuruud ku xirtay sii deynta la haystayaal kale & Marey kanka oo walaacsan
Xamaas oo ah kooxda gacanta ku haysa marinka Qasa, ayaa meesha ka saartay in la sii daayo la haystayaal kale ilaa ay Israa’iil oggolaato "in ay si buuxda u joojiso waxa ay ugu yeereen gardarrada”.
Israa’iil ayaa sheegtay in in ka badan 2,000 oo dagaallamaayaasha Xamaas ah ay ku dishay Qasa tan iyo xabbad joojin horraantii bishan dhacd ay, taas oo in ka badan 100 qof oo la haystay lagu sii daayay.
Ku dhawaad 120 qof oo laga afduubtay Israa’iil 7-dii Oktoobar ay aa la rumeysan yahay in weli lagu haysto Qasa.
Waxaa weli socda dadaallada Qaramada Mido obay ee lagu doonayo in lagu meel mariyo gaars iinta gargaar badan Qasa.
Mareykanka ayaa sheegay in uu weli walaac xooggan ka qabo qaraarka qabyada ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo hadda codeynta dib loo dhigay.
Xabbad-joojintii
toddobaadlaha ahayd ee bishan ayaa sidoo kale keentay qulqulka gargaarka ee
Qasa oo ay Qaramada Midoobay ka digtay in dadku ay halis ugu jiraan macaluul
haddii dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas uu sii socdo.
Ugu yaraan 15 qof oo lagu dilay too gasho ka dhacday Magaalada Prague
Nin hubaysan ayaa gelinkii dambe ee Shalay ra saas ku furay dhisme jaamacadeed oo ku yaala bar tamaha magaalada Prague, isagoo di lay ugu yaraan 15 qof isla markaana argagax weyn ku bee ray dad ku sugnaa dhismah aas.
Waa toogashadii ugu xumayd ee nooc eeda ah ee ka dhac da dalka Jamhuuriyadda Czech, sida ay sheeg een booliiska iyo adeegga gurmad ka dal kaas. Dhiig daadanaya ayaa qulqulay dhismaha waa xda falsafada ee jaama cadda Charles, halkaas oo ninka tooga shada geystay uu arday ka ahaa s ida uu sheegay taliyaha booliiska Prague Ma rtin Vondrasek.
Booliska ayaan wax tafaasiil ah ka bixin saba bta ka dambeysay toogasha da ka dhacday dhi smaha ku yaala agagaarka wabiga Vltava ee fagaa raha Jan Palach.
Wasiirka arrimaha gudaha Czech Vit Rakus an ayaa sheegay in baaraya ashu aysan ka sha kin illaa hadda in qofka weerarkaas geystay uu xiriir la lee yahay fikrado ama kooxo xagjir ah.
Pavel Nedoma, oo ah agaasimaha Rudolfin um Gallery oo ku dhow, ayaa sheegay inuu da aqadda ka arkay qof taagan balakoonka dhisma ha oo qori ku tooganaya dad halkaas ku sug naa. Booliska ayaa sheegay in ay wali baara yaan goobta uu weerarku ka dhacay oo ay ku jirto ba lak oonka. sida uu sheegay duqa magaa lada Prague Bohuslav Svoboda.
Dhismuhu wuxuu ka kooban yahay qayb ka mid ah fagaaraha wuxuuna wajahayaa buunda da wa biga ka gudubta oo ku aadan fadhiga ma daxt ooy ada Czech.
Madaxweyne Petr Pavel ayaa sheegay inuu aad uga naxay sida ay wax u dhaceen, wuxuu na tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay wee rarkaas.
Xisbullaah Iyo Israa’iil Oo Gantaallo Culus Is Weydaarsaday
Ciidamada cirka Israa’iil ayaa shee gay in diyaa rado dagaal ay weerareen "xarunta hawlg alka” ee koo xda Islaamiga ah ee Xisbullah ee dalka Lubn aan. Milata riga Israel ayaa sidoo ka le sheegay in ay ga raa ceen "kaabayaa sha arg agi xisada” oo ay ku jira an "go obaha weerada laga soo qaado” iyo "ba khaar hubka ah”.
Dorraadna kooxda Xisbullah ayaa sheegtay in ay weerar gantaalo ah ku qaaday saldhigyo ay lee yihiin ciidama da Israel oo ay ku jirto meel u dhow magaalada Metula ee waqooyiga dalk aasi ku taal,waxana ay shaacisay dhima shada lix ka mid ah dagaalyaha nadeeda muddo 24 saac ah.
Warbaahinta Lubnaan ayaa ku warrantay in laba qof oo rayid ah la dilay Shalay – mid waxaa toogtay askari Israa’iili ah, mid kalena wuxuu dhintay ka dib duqayn cirka ah oo Israa’iil ka geysatay tuulada Markaba, sida uu qoray warge yska afka Faransiiska ku hadla ee L’Orient-Le Jour.
BBC ma awoodo inay xaqiijiso faah-faahinta mid ka mid ah warbixinadan.
Ururka Xisbullah ayaa xulafo la ah Xamaas, waxaana ay gacanta ku hayaan ciidamada ugu awo oda badan dalka Lubnaan.
Bilyaneer Angola U Dhashay Oo Ku Xayirm ay London Iyadoo Ay Jirto Eedeymo Musuq maasuq
Maalqabeenka Angola iyo gabadhii madaxw eynihii hore ee Isabel dos Santos ayaa ku guul dare ysatay dagaal maxkamad London ah si ay uga hor tagto in la xayiro 580 milyan oo gini oo u dhiganta ($734 milyan) oo hanti deeda ah, iyada oo ku anda coonaysa arimo siyaasadeed oo ka dambeysay eedeymahaas.
Dos Santos ayaa si kulul u been iyay eedeymahaasi, wuxuuna ku tilmaamay inay tahay khilaaf siyaasad eed oo uu hurinayo madaxweynaha hadda talada haya ee Angola.
Waxay ku andacoonaysaa in amar ka qaboojinta uu ka yimid dadaalkeedii ahaa in ay "xidid dada u sii biso musuq maasuqa” muddadii ay maamulaysay shirkadda shidaalka ee dalka. Dadka dhaleeceeya ayaa muddo dheer ku eedaynayay in ay kheyraad ka uga faa’ iidaysanayso dano ga ar ah, eeday ma ha ay si adag u beenisay.
In kasta oo hantida la xayiray ee dalalka kale, maxkamaddu waxay u aragtay xannibaad dheeri ah oo lama huraan ah, oo u baahan siidaynta hanti dhe eraad ah Dos Santos Janaayo
Boqorka Jordan oo Macron u sheeg ay in Israel ay dhibaato u horseedey so gobolka
Boqorka Jordan, Boqor Cabdallaha Labaad ay aa sheegay in ficilada Israel ee Marinka Gaza ay saba bayaan masii bo ba’an oo bani’aadantinimo.
Boqorka Jordan oo Shalay Madaxweynaha Fara nsiiska, Emma nuel Macron ku qaabilay Magaalada Aqaba ee ku taala Badda Cas ayaa u sheegay in gardarada joogtada ah Israel ee Gaza aya saam ayn weyn ku yeelan doo nto gobolka.
Boqorka ayaa sidoo ka le Madaxwe ynaha u shee gay in dunida ay tahay in Israel ku cadaadiso, si ay u joojiso ololaha militari ee ay ka waddo Gaza.
"Israel waa in lagu cadaadiyaa in ay joojiso olol aheeda militari, isla-markaana ay garowsato dhib aata da ay leedahay gargaarka la hortaagan yahay, oo ay u baahan yihiin ku dhawa ad laba milyan oo Falastii niyiin ah, kuna sugan Marinka Gaza.” Ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Qasriga Boqort ooyada.
Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay "Ga ajada iyo cudurada ayaa si degdeg ah ugu fidaya deega ankaasi go’doonsan.”
Madaxweyne Macron ayaa dalkaasi u tegay, sidii wax looga qaban lahaa xaaladda bani’aadantinimo ee ka jirta Marinka Gaza, halkaas oo Israel ay ka waddo hawlgalo ay sheegtay in ay kaga takhaluse yso Ururka Xamaas. Madaxweyne Macron ayaa Arbacadii sheegay in xuquuqda Israel ee is difaa cidda aysan macnaheedu ahayn in ay dhulka ku dar to Gaza.
"Si hufan oo loola dagaalamo Xam aas kama dhigna in dhulka lala simo mag aalada amaba la weeraro dadka rayidka ah, si aan kala sooc lahayn.” Ayuu yiri Macron oo wareysi siinayay Telefishinka 5 ee Faransiiska.
Jordan iyo Faransiiska ayaa si wadajir ah uga shaqeynaya gargaarka bani’aadantinimo ee sida aadka ah loogu baahan yahay iyo arrimaha caafimaadka ee dadka rayidka ee ku nool Gaza, sida ay sheegtay Madaxtooyada Faransiiska.
Israel ayaa weli duqaymo baahsan ka gaysaney sa koonfurta iyo waqooyiga Gaza, oo waxyeelada ugu buuran ay ka soo gaareyso dadka rayidka ah iyo kaabeyaasha rayidka.
Waxaa aad u kordheysa tirada dad ka rayidka ah ee ku dhimanaya hawl galada Ciidamada Israel ee Marinka Gaza, iyadoo la sheegay in isku celcelis ahaan ay maalintiiba 300 oo qof ku dhintaan dagaal kan ka socdo magaalada.
Wasaaradda Caafimaadka Gaza ay aa sheegtay in tirada dhimashada ay hadda ka badan tahay 20, 000 oo qof, isla-markaana ay dadka dhintay u badan yihiin carruur iyo
Golaha Ammaanka oo meel mariyay qaraar ogolaanaya in Gar-gaar la gaarsiiyo GAZA
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meel mariyay qaraar ku baaqaya in sare loo qaado gargaarka bini’aadantinimo ee Gaza kadib dib u dhacyo badan.
Maraykanka iyo Ruushka ay aa ka aamusay intii coday ntu socotay, dhammaan xubn aha kale ee golaha ayaa u cod eeyay.
Qaraarka ayaa sidoo kale lagu xusay gar-gaar-ka in la sii marayo marinnada dhulka, badda iyo ha wada – iyo in la dejiyo kormeerka Qaramada Mid oobay ee gar gaarka bini’aada ntinimo ee la soo ga arsiiyay, intii lagu jiray kulan ka dhacay xarunta QM.
Dhibaato badan ayaa dhanka bini’aadanimada ayaa laga soo shee gay Gaza iyadoo dhawan Hay’ ada Caa fimaadka Adduunka ee WHO Xafii skooda GAZA uu shaaciyay in dad badan ay gaajo la ildar an yihiin xili waliba cudurro ugu darsoomeen.
Ciidamada Turkiga oo xir xiray Bo qolaal qof oo laga shakiyay iyo howlgal wali socda
Ciidamada ammaanka Turkey ayaa xiray 304 qof oo la tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin koo xda Daacish, kadib howlgallo wada socda oo laga fuliyey gudaha dalka, waxaa sidaas Shalay sheegay wasiirka arrimaha gudaha.
Ali Yerlikaya ayaa shee gay in tuhmanayaasha lagu xiray 32 gobol oo dalka ka mid ah, balse intooda badan ay ku sugan yihiin saddexda magaalo ee ugu weyn Turkiga ee Istanbul, Ankara iyo Izmir.
Howlgalka oo loogu magac daray "Geesiyada-34” ayaa waxaa si wada jir ah u fuliyay sirdoonka booliska iyo cutubyada la-dagaalanka argagixisada, Yerlikaya ayaa sidaas ku sheegay barta X.
Weli ma jiro wax macluumaad oo ku saabsan dhalashada tuhmanay aasha.
Daacish ayaa weeraro dhowr ah oo dhimasho ba dan ka geystay dalka Turkiga, waxaana ka mid ah aa tooga sho ka dhacday goob lagu caweeyo oo ku taalla Istanbul 1-dii Janaayo, 2017, weerarkaas oo ay ku dhinteen 39 qof intii lagu jiray dabaal-degga sanadka cusub.
Ma cadda haddii howlgalkii ugu dambeeyay uu qeyb ka yahay howlga llada amniga lagu xaqiijinayo ka hor dabaal-degga sanadka cusub.
"Ma jiri doonto wax nasasho ah oo ay helaan arga ixisada, sababtoo ah nabadda, midnimada iyo wadajirka qarankeena aan jecelnahay,” ayuu yiri Ye rlikaya. "Dadaalka sare ee ciidamad eena amniga dartiis, dagaalkeenu wuxuu usii socon doonaa si aan kala go’ lahayn.”
Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa X soo dhigtay muuqaal muujinaya howlgallada, oo ay ku jiraan ciidamada la-dagaalanka argagixisada oo albaabo jebinaya, gacmaha ka xir aya tuhmanay aasha, islamarkaana u sii kaxeynaya gaadiidka bool iska.
Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax Qoraalka sawirka, Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax ayaa loo dhaariyay inuu noqdo amiirka cusub ee boqortooyada Kuw ait, kadib kalfadhi gaar ah oo golaha qaranka ee dalkaasi ay yeesheen, Amiirka cusub ayaa waxa uu ballan qaaday inuu yahay "muwaadin da acad u ah dadkiisa iyo dalkiisa."
Amiirka cusub ayaa khudbaddii ugu horreysay ee uu ka hor jeediyo Golaha Shacbiga waxa uu ku dhaliilay Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada, waxa ana uu ku eedeeyay in ay danta shacabka wax u dhimayaan.
Waxaanu yiri "Waxaan khudbadeheenii hore ku adkaynay in ay jiraan xuquuqo qaran oo ay waajib tahay in ay fulaan, kuwaas oo hay’adaha sharci dej inta iyo fulinta qaranka iyo shacabkaba dan u ah, sidaa darteed ma aynaan arag wax isbedel ah ama sixid ah oo arrintaas lagu sameeyay, balse arrintu waxay gaartay markii awoodaha fulinta iyo sharci de jintu ay is kaashadeen oo ay isla garteen in la dhaawaco danaha dalka iyo dadkaba."
Dowladda Sheekh Axmed Nawaf Al-Axmad Al-Sabaax oo uu dhalay Amiirka geeriyooday ayaa ist iqaaladeeda u gudbisay Sheekh Mishaal.
Sheekh Mishaal waxa uu la waree gay xilka Am iirka cusub ee Kuwait kadib geeridii Amiir Nawaf Al-Ahmad Al-Sabaax ee December 16-keedii, 2023-ka, isaga oo 86 jir ah, kadib markii uu xukumay Kuwait saddex sano.
Sheekh Meshaal waxa uu la wareegay dhaxal sugaha 7-dii Oktoobar, 2020-kii, isagoo raacaya tal ada Amiirka geeriyooday iyo ballan qaadka daaca dnimada ee golaha Shacbiga.
Sheekh Mishaal waxa uu dhashay sannadkii 1940-kii, waana wiilka toddobaad ee uu dhalay ho ggaamiyihii hore ee Kuwait, Sheekh Axmed Al-Jab er Al-Sabaax, waxaana ay walaalo yihiin Amiirka geeriyooday.
Hay’adaha amniga
Sheekh Mishaal waxa uu waxbarashadiisa ku qa atay dugsiga Al-Mubarakiya Nizamiya ee dalka Ku wait, kadibna waxa uu u wareegay dalka Ingiriiska oo uu ka bartay culuunta Booliska, halkaas oo uu ku biiray kulliyadda Booliska ee Hinden ee dalka Ingiriiska oo uu ka qalin jabiyay sannadkii 1960-kii.
Sheekh Mishaal ayaa lagu tiriyaa mid ka mid ah ragga ugu muhiimsan ammaanka Kuwait, isagoo madax ka ahaa waaxda baarista guud sanadihii 1967-dii ilaa 1980-kii. Hay’addan oo uu gacantiisa ku hayay, ayaa loo beddelay maamulka hay’adda nabadsugidda dowladda oo magacan weli sidata.
Sannadkii 2004-tii waxa uu noqday Taliye ku xigeenka ciidanka qaranka oo ay la socotay daraja da Wasiirnimo, ka horna waxa uu noqday Madax weynaha hay’adda nabad-sugidda Qaranka oo uu ka soo shaqeeyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax
Sheekh Meshaal Al-Sabaax ayaa saameyn xoo ggan ku dhex leh Ciidanka Ilaalada Qaranka oo ah Hay’ad Millateri oo ka madax bannaan ciidanka xoo gga dalka iyo booliska, waxa ana ay ujeeddadeedu tahay in ay gacan siiso Ciidamada Qal abka Sida iyo Hay’adaha Am niga Qaranka iyo in ay ka qeyb qaataan ujeeddooyinka difaaca ee qaranka.
Sheekh Mishaal waa dhif in lagu arko warb aahinta. Amiirkii hore ee Kuwait, Sheekh Jaber Al-Axmad Al-Jaber Al-Sabah, ayaa 1977-dii u magaca abay madaxa waxa ay ugu yeeraan Diwan ee ah ama khuseeya barnaamijyada hiddaha iyo gabaya da caanka ah. Waxa kale oo uu guddoomiye sharaf eed kasoo noqday ururka duuliyayaasha Kuwait ilaa 1973-kii, waana mid ka mid ah aas-aasayaashii iyo guddoomiye sharafeedkii ururka Amateurs Radio ee Kuwait.Sida laga soo xigtay mareegaha ilaalada ee Kuwait, Sheekh Mishal waxa uu aad u jece lyahay ugaarsiga iyo safarrada dhulka.
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 23-KA DICEMBAR 2023-KA
..