HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 20-KA DICEMBAR 2023-KA

0
Wednesday December 20, 2023 - 08:29:19 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 20-KA DICEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xamse Barre oo shirweyne sanadle ah ah ka furay dalka Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md.Xamsa Cabdi Ba rre, ayaa Dorraad dalka Jabuuti ka furay shirw aynaha sanadlaha ah ee machadka Heritage, oo sanadkan diiradda lagu saarayo kobcinta dhaqa nka nabadda Geeska, oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulsh ada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha oo madasha khudbad dhe er ka jeediyey ayaa ka warbixiyey muhiimada uu mawduucan leeyahay iyo sida uu u taabanayo nolosha shucuubta mandiqadda ku nool – gaar ahaan Ummadda Soom aaliyeed, isagoo tilmaam ay in nabaddu fure u tahay albaabada naga xiran ee horumarka amni, dhaqaale, bulsho iyo mid siy aasadeed intaba.

R/Wasaare Xamsa ayaa sheegay in shacabka iyo DF muddo dheer dagaal xooggan ay kula jira an wax uu ugu yeeray kooxaha Khawaarijta ah ee argagixisada oo khatar ku ah dalkeena, gobolka geeska iyo guud ahaan caalamkaba.

Md.Xamsa waxa uu sheegay in si aan dal iyo dibadba uga baadi goobno nabadda naga maqan, ay dowladda Soomaaliyeed ka dhigtay mid ka mid ah tiirarka barnaamijka Xukuumadda Dan-Qaran "Soomaali Heshiis ah Dunidana heshiis la’ah”.

Gabagabadii R/Wasaaraha ayaa u mahad-cel iyey Madaxwayna J/ Jabuuti Md.Ismaaciil Cumar Geelle doorka shariifka ah ee isaga shaca bkiisu ka qaateen madasha isagoo ku bogaaadiyey Mac hadka Heritage dada alka ay geliyeen inay isku ke enaan boqolaal qof oo Soomaaliyeed oo ku kala nool daafaha caalamka si loo lafa giro Nabadda Geeska.

Duqa Muqdisho oo dibada u direy Gabdho Xanuunsan

Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/Mu qdisho Yuu suf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dorraad qaaday talaabo ku dayasho mudan

Duqa Xamar wuxuu Dorraad dalka dibadiisa u diray 6-ruux oo ka tirsan shaqaalaha G/Banaadir kuwaasoo xanuuno ay qabaan dalka gudihiisa wax looga qaban waayay.Gudoomiye Madaale oo murug ay ka muuqatay ayaa sheegay in Gabar ka mida bukaanada uu xanuun ku taagan yahay xiligaan.

"Alle ayaa caafimaadka bixiya balse naftooda ayaa ku qanacsan isbitaal dalka dibadiisa ah madaama dhaqaa tiirta gudaha ay cadeeyeen inaan dalka wax loogu qaban karin jiradooda ayna u baahan yihiin adeeg dibada ah”ayuu yiri Gud oomiye Madaale.Lixda bukaan ayuu sheegay gu doomiyihu inay direen Dorraad kana dhoof een garoonka diyaaradaha Xamar.

Taliyaha Booliska Jabuuti Oo Soo Gaaray Muqdisho

Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliya ha Ciidan ka Boliiska dalka jab uuti G/lle sare Cab diraxmaan Cali Kaahin ayaa shalay soo gaaray M/ Muqdisho waxaana si weyn usoo dhaweeyey Ta liye ku xi geenka Ciidanka Boliiska General Cismaan Cabdull aahi Kaniif iyo saraakiil kale. Sa farka Taliyaha ayaa la xiriira ka qeyb galka Mun aas abadda weyn ee 80 sano guurada aas aaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku beegan Maalinta Berrito ah 20 December.

G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin oo si ko ban wqrbaahinta ula hadlay ayaa sheegay inuu ku fataxsan yahay imaatinkiisa Muqdisho, wuxuuna amaanay sida loo soo dhaweeyay.

” Muqdisho waxaa iigu dambaysay 1987 farx ad gaar ah ayey ii tahay in aan Dorraad dib ugu soo laabtay dalkayga” ayuu yiri taliyaha.

Wafdiga taliyaha ayaa loo galbiyey xarunya Taliska ee Komaanda Boliisiya si halkaas uu ugu qaabilo Taliyaha Ciidanka Boliiska General Sulub Axmed Firin.

Hadalkii cajiibka ee Xamza oo ugu dambeyn rumoobay

Xamza Cabdi Barre inkasta oo uu ku cusub yah ay miisaanka sare ee siyaasadda Soomaaliya, haddana dhin aca kale wuxuu ahaa siyaasigii 1aad ee madaxda sare ee dalka ka tirsan oo durba sheega sida uu u diidan yahay inuu subax walba albaabkiisa ku arko askari aj nabi ah oo aan Muslim aheyn oo ka ilaalinaya dad Soomaali ah.

Ra’iisul Wasaare Xamza waxa uu sii daayay hadal ay ajnabiga Soomaaliya jooga aad u dhibsadeen xilli uu maalmo kooban joogat xafiiska bishii Juun 2022.

Xamza ayaa markaas sheegay in aysan qaban Soomaalida in ay aqbalaan in Madaxtooya dda ilaaliyaan gabar Afrikaan ah oo Muslim ah eyn, ayna ka waardiyeyso dad Soomaali ah.

"In aan aqbalo in meesha hadda ka imid ee de ganahay ee Madaxtooyada in ay gabar Afrikaan ah oo miskiin ah oo Muslim aheyn oo Salaad iyo Diin Ilaahay aan shaqo ku laheyn inay i waard iyeyso oo ay Soomaali iga waardiyeyso wax lagu qanci karo ma ahan,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza.

Waxa uu intaas kusii daray "Ha lagu badbaad iye haddii ay cid kale ka badbaadinayaan macq uul ayay ahaan laheyd laakiin in walaalka laga ba dbaa diyo wax la qaadan karo ma ahan. Weli caq ligeena wuu gedisan yahay suurta-gal ma ahan.”

Inkasta oo dad badan ay dureen doodda Xam za, haddana waxaa dhinaca kale dadka qaarkii u muuqday inuu damiir hadlay uuna u socday dhinac loo baahan yahay oo ahaa in ciidan Soom aaliyeed loo dhiibo amaanadda xafiisyada sare ee dalka iyo amniga madaxda.

Hal sano iyo dhowr billood kadib had alkii Xa mza ayaa dhab noqday, Habeen hore ra’iisul wa saaraha wuxuu ku hoyday gurigiisa isaga oo uus an ilaalineyn askari ajnabi, xafiiskiisana waa laga hor wareejiyay gabadhii ajnabiga aheyd ee uu dii day inuu ku qanco inay ilaaliso oo ay Soomaali kale ka ilaaliso.

Amniga xafiiska madaxweynaha, midka ra’iisul wasaaraha iyo kan guddoomiyaha Golaha Shac abka ayaa 16 sano kadib waxaa Axadii si ras mi ah ula wareegay ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada loo yaqaano 77.

Waxay arrintaasi qeyb ka tahay bixitaanka guud ee ciidanka Midowga Afrika oo Soomaaliya joogay lix iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay.

Xamza hadda waa Soomaali u shaqeynaya Soomaaliya, ayna ilaalinay aan ciidan Soomaaliy eed oo malaha ka nasiib badan ra’iisul wasaaray aal badan oo xilka uga horreeyay oo aan fursada an kale helin, waxaana cajiib aheyn inuu diidmadi isa ajnabiga soo hormarsaday.

                                        Adduunka oo wafdi culus usoo diray Muqdi sho kadib dayn-cafinta

Waxaa Dorraad magaalada Muqd isho ee caa simada dalka soo gaaray wafdi culus oo ka socda Bangiga Addu unka. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, oo ay kamid yihiin wasiiru-owlaha wasaaradda maaaliyadda Marwo Raaxo Maxamuud Janaqoow iyo ag aasimaha guud ee wasaar adda Suleymaan Sh Cumar.

Wafdigaan ka socda Bangiga Adduunka oo uu hoggaaminayay Dr. Floribert Ngaruko oo ah aga asimaha fulinta xafiiska loo yaqaano (Africa Gro up 1) oo ay ku mideysan yihiin 22 dal oo Afrika ah, Soomaaliya-na ay ka mid tahay, ayaa kulamo la qaatay masuuliyiinta dowladda iyo ganacsata da Soomaaliyeed.

Dr. Ngaruko iyo Madaxda Wasaar adda Maali yadda ayaa shir gaar ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Rugta ganacsiga, halkaasi oo ay ku soo bandhigeen ganacsatada qeybaha muh iim ka ah ee u baahan in la maalgaliyo.

Sidoo kale Dr. Floribert Ngaruko ayaa kulan gaar ah waxa uu xarunta Wasaaradda Maaliyad da kula qaatay Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cigae iyo Gudoomiyaha Bang iga dhexe ee Soomaaliya Md.C/raxmaan C//hi.

Kulamadan ayaa waxaa looga wada-hadlay qorshayaasha dpwladda iyo fursadaha maal-gali need ee Ban giga Adduunka uu ka fulin karo guda ha Soomaaliya, maadaama dowladdu ay ku guule ysatay hanna ankii deyn cafinta.

Culimada Somaliland oo war culus kasoo saa ray dagaalka ka socda Laas caanood Dhina ca kale, Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Was aare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Ax med Jaamac ayaa isna xafiiskiisa ku qaabilay Dr. Floribert Ngaruko, Agaasi maha Bangiga Adduun ka ee Afrika (Group 1).

Agaasimaha ayaa ku ammaanay dowladda So omaaliya dadaalkii ay muujisay si ay usoo gaarto barta dhammaadka hannaanka deyn cafiska oo soo gaba-gaboobay 13-ka bishaan December ee aynu ku jirno.

Mudane Saalax ayaa kala hadlay masuulkan sidii Bangigu uga taageeri lahaa Soomaaliya qor shaha deyn cafiska kadib, isaga oo uga mahad-celiyay agaasimaha doorkii uu bangiga ka qaatay dhammaystirka hannaanka deyn cafiska.

Sidoo kale waxa uu xusay inay ka dawlad ah aan ballan qaadayaan inay sii xoojin doonaan sii wadista dib-u-habaynta dhaqaalaha, koboca da khliga gudaha, la dagaallanka musuqa iyo ka mir aa-dhalinta hiigsiga xukuumadda Dan-Qaran ee isku filnaansho dhaqaale.

13-kii December ayaa Soomaaliya si rasmi ah looga cafiyay guud ahaan deyntii uu caalamka ku lahaa. Soomaaliya ayaa waxaa laga cafiyay ku dhowaad deyn 5-bilyan oo dollar, taasi oo ay bad ankeed ku lahaayeen Mareykanka, Faransiiska, Ruushka, IMF, World Bank iyo Paris Club.Barna amijka geediga deyn cafinta Soomaaliya ayaa soo billowday sannadkii 2012 inkasta oo si rasmi ah uu u dhaqaaqay sanadkii 2016, waxaana ay tallaa badaasi ka dhigan tahay guushii 3-aad ee Sooma aliya ka gaartay caqabadihii ku hor-gudbanaa dowlad-dhiska iyo madax-bannaanida.


Hannaanka soo saarista degmo oo Dorraad Muqdisho lagu daah-furay

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Ma aliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Max amuud Guure ayaa daahfuray Hann aanka soo saarista Degmo tusaale u noqon karta Degmooy inka iyo Deegaanada Gobo lka Banaadir, iyadoo na loo xushay Degmo oyinka Cabdicasiis iyo Deg mada Xamar weyne.

Madashan oo ay ka qey bgalayeen Maamu lada Deg mooyinka Cabdicasiis, Xam arweyne, Aqoonyahno ka socday Jaamacadaha dalka, Inji neero iyo qeyba ha Bulshada ee labada Degmo, ayaa la isku dha afsaday talooyin iyo aragtiyo ku aadan hanaanka soo saarista Degmo tusaale u noqon karta Deg mooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Barnaamijka ayaa qeyb ka ah fulinta Qorshaha Maamulka Gobolka Banaadir ee 2023-2024 taasi oo ku aadan helida Degmo tusaale u noqota Deg mooyinka iyo Deegaa nada Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Qoorqoor oo daahfuray Mashruuca Better Life

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dhuusm arreeb ka daafhuray mashruuca Better Life kaa soo ka qayb qaadan doona sare u qaadidda tay ada caaf imaadka Galmudug. Madaxweynaha ay aa sheegay iney barnaaminkaan uu adeeg caafim aad oo dhamm eystiran ka bixin doono 30 xarumo caafimaad oo ku kala yaalla degmoyinkaG/mudug

Waxaa u u mahad celiyey masuuliyiinta Was aarada caafimaadka Galmudug oo dedaal badan ku bixiyey mashruucan faa’iidada badan u leh shacabka degaanada Galmudug.

Waxaa uu sidoo kale mahad celin gaar ah u diray dowlada UK iyo qaar ka mid ah heyadaha QM oo mashruucan maalgelinaya, wuxuuna kula dardaarmay madaxda Wasaarada caafimaadka Galmudug iney si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran fulintiisa.

"Marka la hirgeliyo 30 xarumood ee dhinaca caafimaadka waxaa loo baahan yahay in laga howlgeliyo dad xirfad u leh arrimaha Caafima adka” ayuu yiri Madaxweyn aha Dowladda Galm udug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor)

Guddoomiyaha G/Wakiillada Puntl and oo wareejiyay diiwaanka galalka habraacyadii…

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Md. Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka golaha Wakiillada Pun tland.

Guddoomiyaha Golaha Wak iillada Puntland ayaa gudd iga Xallinta Khilaafaad ka iyo ansixi nta golaha Wa kiillada ku wareejiyey diiw aanka galalka habraac yadii soo jireenka ahaa ee lagu soo xuli jiray xubnaha golaha Wakiillada

Waxa uuna sheegay guddoomiyaha in guddi ga diiwaankii uu hayay ugu wareejiyay si guddiga ugu fududaato gudashada waaji baadkooda asix inta iyo xalinta khilaafaadka Baarlamaanka 6-aad ee Puntland. Ugu dambeyn, guddoomiyaha Go laha Wakiillada ayaa amray xoghayaha guud iyo dhammaan hawl-wadeenada goluhu in ay la shaqeeyaan guddiga, una fududeeyaan wixii sha qo ee uga baahdaan muddada ay ku shaqeynaya an Xarunta Golaha Wakiillada.

Goormaa ayey ciidamada ATMIS faaru jinaya an dekeda iyo garoonka Muqdisho?

Wasaaradda G/dhiga Soomaaliya ayaa shaaci say in dekedda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ay noqon doonaan goobaha u dambeeya ee ciidanka ATMIS ay ka bixi doonaan.

Wasiirka Wasaaradda CabduLqaadir Maxam ed Nuur (Jaamac) oo ka hadlayay qorshaha bix itaanka ciidanka ATMIS (ex-AMISOM) ayaa shaa ciyay arrintaan, isaga oo sheegay in qorshaha bixi taanka uu u socdo sidii loogu tala-galay.

Wasiir Jaamac ayaa sheegay in dekedda weyn ee Muqdisho iyo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku jiraan kuwa ugu muhiimsan ee ATMIS ay ciidankeennu kala wareegayaan, ayna yihiin qeybaha ugu dambeeya ee bixitaanka askar ta shisheeye.

"Garoonka diyaaradaha iyo Dekedda Muqdisho waa goobaha ugu dambeeya ee ciidanka ATMIS ka baxayaan, qeybaha ugu dambeeya ee bixi taanka askartaan ayay ku jiraan. Dalka oo dhan amnigiisa ayaa lala wareegayaa micnaheedu waa in goob walba oo dalka kamid ah dowladda Soo maaliya iyo ciidankeeda ay ku filnaadaan weeyi,” ayuu yiri Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mr Jaam ac.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidanka ATM IS gebi ahaanba dalka isaga bixi doonaan dhama adka sanadka cusub ee bilaabanaya ee 2024-ka, ayna kahor si tartiib-tartiib ah ciidamada Soomaali da ay ula wareeg ayaan goobaha ay ka baxaan ku wa howl-galka Midowga Afrika.

"Goob walba oo laga baxayo waa muhiim, dhu lkeena Soomaaliyeed meelba meeshii kale waa ka muhii msan yahay. Meel walba oo ATMIS ku harsan tahay waxaa la wareegi doona ciidamada Soomaaliya.”

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa maalmo kahor ciidanka ATMIS kala wareegay Madaxtooya da Qaranka ee Villa Somalia, taasi oo ay Dorraad amnigeeda sugayaan ciidamada Soomaalida kadib 16 sano oo ay gac anta ku hayeen ciidam ada shisheeye.

ATMIS ayaa horay u wareejisay xerooyin ciid an oo ay ku lahayd gobollada dalka, ayada oo uje edka uu yahay inay si tartiib ah uga baxdo dalka, inta laga gaarayo dhamaadka 2024.

Dowladda Soomaaliya oo haatan waddo da daal dheeraad ah ayaa qorsheyneysa inay sugato amnigeeda, sidoo kalena ay kala wareegto ciid amada howl-galka ATMIS.

Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan ku talla absatay horumar ballaaran, waxaana dhawa an laga qaaday cuna-qabateyntii hubka ee saarn eyd, taasi oo muhiim u ah dagaalka Al-Shabaab.

Shiinaha oo noqday dalkii u horreey ay ee ka jawaaba dhaqaale la’aanta SODMA

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynka Musiibooyin ka (SODMA) ee DFS ayaa Dorr aad lacag dhan 1,000,000 oo dollar kala wareegay dowladda Shiinaha, kadib munaas abad ballaaran oo ka dhacday Muqdisho. SODMA ayaa horey u shaacisay in ay soo food-saartay dhaqaale la’aan xooggan, islamarkaan aysan hayn lacagtii ay u isticmaali laheyd daab ulida gargaarka, si loo gaarsiiyo dadka gurmadka u baahan.

      "Waxaa inoo soo socda raashino badan, runtii beesha caalamka indhahooda waa nagu soo jeesteen oo gargaar badan ayay noo fidinayaan, laakiin waxaa meesha ka maqan dhaqaalihii ama miisaaniyadii lagu maareyn lahaa howlahaas oo dhan,” ayuu dhawaan yiri agaasimaha xarunta ho wl-gallada gurmadka deg-degga ee hay’adda SODMA.

Haddaba, Deeqdan lacagta ah ayaa waxaa Dor raad Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka toos ugu wareejiyey safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaliya, Mudane SaH.E Fei Shen gchao. Lacagtani ayaa waxaa loogu talagalay gu rmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen xal aadaha adag ee ay sababtay El-Niño, sida uu sheegay Guddoomiye Maxamuud Macallin.

Sidoo kale wuxuu in sheegay in deeqdaan lacageed ay dowladda Shiinaha ugu talagashay in lagu daabulo raashin ay dhawaan dalka keeni doo nto si dadka tabaalaysan loo gaarsiiyo.

"Safiirka Shiinaha oo noogu yimid xarunta

SoDMA wuxuu na guddoonsii yay lacag gaarey so hal milyan oo dollar oo loogu talagalay arrima ha fatahaadaha ee Elnino ay sababtay, taas oo ku bixi doonto raashin ay iyaga soo wadaan” ayuu yiri guddoomiyaha Hay’adda SoDMA.

Guddoomiye Maxamuud Macallin oo shir jaraa’id qabtay ayaa sidoo kale u mahadceliyay dowladda Shiinaha iyo shacabkeeda, maadaama ay garab istaageen dadka dhibaateysan.

"Waxaan runtii aad iyo aad ugu mahad celina yaa dowladda Shiinaha iyo shacabkeeda garab ist aagga aan markii koowaad ahayn” ayuu hadalk iisa sii raaciyay.

Waxaa kale oo uu yiri "Dowladda Shiinaha wax ay uga duwan tahay dowladaha kale, iyadu toos ayay u caawisaa dadka Soomaaliyeed waxo oda waxay toos u taabtaan dadka”.

Shiinaha ayaa horay deeq lacageed oo gar gaar ah ugu deeqay dowladda federaalka, taas oo wax looga qabtay xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira deegaanada Jubbaland.

Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay fatahaado iyo daadad is wata oo ku dhuftay qaybo badan oo ka mid ah dalka.

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

R/wasaaraha DFS Md.Xamse Cabdi Barre iyo waf diga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Labada R/wasa are oo kul ankooda ay ka qaybg aleen mas’uuliyiin ka tirsan labada dowladood ay aa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa dowladda Jabu uti uga mahadceliyey kaalinta ay ka qaada tay dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo la dag aalanka argagixisada


Faah-faahinta hoobiyeyaal lala beeg saday Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ay aa sheegaya in Dorraad ciidamada Xoogga dalka, kuwa Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya dadka deegaanka ay howlgallo ka sameeyeen deegaano ka dhacay koonfurta gobolkaasi.

Howlgalladan ayaa waxa barbar socday hoobiyeyaal ay ciidamada huwanta ku garaaceen goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku yaalla agagaarka deegaanka Caad ee Mudug.

xcaIlo dadka deegaanka ayaa innoo sheegay in noo sheegay in madaafiicdaas oo aad kuwa xoog an khasaare uu kasoo gaaray kooxda Al-Shab aab, ayna ka carareen halkaasi.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen inta ay baxsad ku jireen xubnaha Al-Shabaab uu la rogm aday gaari, isla markaana uu halkaasi kasoo gaa ray khasaare kale oo xoogan.

Deegaanada ay ka baxeen dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waxaa kamid ah Dhagax-dheer iyo Dahar-Cali xayloow, kuwaasi oo dhammaan hoostaga magaalada Caad ee gobolka Mudug, waxaana la wareegay ciidamada dowladda iyo ku wa dadka deegaanka.

Saraakiisha ciidamada oo la hadlay warbaa hinta dowladda ayaa sheegay in weli uu socdo ho wl-galka, isla marka ana Shabaab-ka lagu baacs anayo dhulka howdka ah.

Maalin kahor ayay aheyd markii ciidamada xo ogga dalka, gaar ahaan Guutada 24-aad ee Khal id Binu-waliid ay howl-galo lagu guuleytay ka fuliy een goobo kooxda si dhumaleysi ah ku joogtay, lana wareegeen deegaano cusub.

Degaanada kala ah Gacal-ugaas iyo Murcudka oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee Shabeel lada Dhexe ayaa kooxda Al-Shabaab laga saaray.

Xog: Mucaaradka oo aqbalay codsi uga yimid Xasan Sheekh iyo qorshe culus oo socda

Muqdisho 7aad waxaa lagu wadaa inay shir ku yeeshaan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo siyaas iyiinta mucaaradka ah, shirkaas waxaa looga hadlayaa dooda ka taagan wax ka bedelka lagu samey nayo dastuurka.

Mucaaradka iyo madaxtoo yada ayaa raba in la dhameys tiro dastuurka, balse waxaa la isku diidan yahay qorshe uu Xasan Sheekh rabo in wax looga bedelo qodo bada qaar.

Khamiista toddobaadkaan ayaa lagu wadaa in shirkaasi uu ka furmo Muqdisho, inta badan siy aasiyiinta mucaaradka ah ayaa Muqdisho soo gaaray.

Xubnaha sida weyn u diidan wax ka bedelka dastuurka qaabka ay u wajaheyso Villa Somalia waxaa kamid ah madaxweynihii hore Sheekh Sha riif oo ka mid ah siyaasiyiinta ku soo laabtay dal ka, si ay kaalintooda uga qaataan kiiskaan.

Sheekh Shariif iyo siyaasiyiinta kale ee mucaa radka ah ayaa qorsheynayey maalmahaan inay la kulmaan xildhibaanada, si ay ugu ololeeyaan in baarlamaanku diido qorshaha wax looga bede layo dastuurka, gaar ahaan qodobada ay ku diid an yihiin Madaxw eyne Xasan.

Caasimada Online, waxay sheegtay in ay ogaatay in Xasan Sheekh uu mucaaradka ka codsaday inay joojiyaan kulamada ay uga ololeynayaan qor shihiisa, ilaa inta uu kala kulmayo, una sharaxayo faa’iidada dalka ugu jirta hanaanka uu wax u rabo.

Mucaaradka ayaa la sheegay inay aqbaleen codsigii Xasan Sheekh, waxayna joojiyeen kula madii ay doonayeen inay Muqdisho ka bilaabaan, Khamiista soo socota ayaa lagu wadaa in shir xasaasi ay uu Muqdisho uga furmo mucaaradka iyo madaxtooyada.

Sheekh Shariif ayaa Dorraad u amba baxay deegaanka Burkaderin oo hoos taga degmada Cadale, halkaas oo lagu heshiisiinayo beesha uu ka soo jeedo oo dagaal aano qabiil ah oo khas aare culus ay isku gaarsiiyeen maleeshiyaad kala taabacsan labo jifo oo walaalo ah.Xigasho:-caasimadda.ney

Mid Kamid Ah Musharraxiintii Madaxtinimada Puntland Oo Ku Geeriyoo Day Shil Gaari

Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo kamid ahaa siyaasiyiinta u sharraxnaa xilka madaxweynaha Puntland, ayaa Dorraad ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Boosaaso iyo Qardho

Musharaxa iyo taageerayaal badan oo la socday ayaa ku wajahnaa magaalada Qardho, halkaas oo looga diyaar garoobayay soo dhowayn in loogu sameeyo.

Hay'adaha amniga ayaa xaqiijiyay in gaari uu la socd ay suldaanku oo ahaa Land Cruiser ama Laylo Calaawi oo xawaare saa'id ah ku socday uu kula rogmadaydegaanka Qayaad same ee Gobolka Bari.

Lama sheegin cid kaloo ku dhaawa cantay shilkaan, hase ahaatee, waxaa jira dhaawacyo soo gaaray dadkii la socday.

Marxuumka, maalmo ka hor ayuu kasoo dagay magaalada Boosaaso, isa goo ku dhawaaqay inuu yahay musharr ax u taagan xilka madaxweyn aha Pun tland.

Wuxuu maalmo ka hor sheegay inuu isku soo taagay sidii uu maamulka Puntland isbeddel dhab ah uga hirgalin lahaa. Waxaase kasoo hormaray geer idiisa.

Marxuumku markii laga tago inuu ahaa mu sharrax madaxweyne, dhinaca kale wuxuu ahaa caaqil kamid ahaa dadkii dhismihii Puntland ka soo qeyb qaatay.

15-kii sano ee ugu dambeeyay wux uu u badnaa magaalada Muqdisho. Wuxuu ahaa aad u dhaliili jiray siyaa sada madaxweynayaashii Punt land, arrintaas oo keentay in marar lala duwan la xiray.

Somaliland oo shaacisay inay qaba tay hub loo waday…

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed oo Dorraad hadal siiyay Wariyeyaasha ayaa shaaca ka qaaday in ciidam ooda badda ay gacanta kusoo dhigeen hub fara badan oo loo waday burcad-badeeda.

Kaahin ayaa sheegay inay u maleynayaan in hubkaas la doonayay in lagaga howl-galo xeeb aha Somalil and, ayna leeyihiin kooxaha burcad-badeeda, sida uu hadalka u dhigay.

"Ciidankeennu waxa uu ku dadaalaa xeebaheenna inta masuuliyadeennu tahay in uu ilaaliyo hub fara badana waa la qabtay, laashash loogu talay in Xeebaha Soma liland lagaga hawl-galo oo laba ahna waala qabt ay, oo loo malaynayo in dadka loo soo dhiibay ay yihiin budhcad badeed ama argagixiso,” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha Somaliland.

     Sidoo kale wuxuu wasiirku ka hadlay arrimo ku aadan xiisadda kasoo cusbo onaatay Badda Cas, gaar ahaan weerarada burcad-badeedda oo maal mihii lasoo dhaafay la dareemay.

Wasiirka ayaa xusay in Somaliland ay qaybte eda ka qaadanayso ilaalinta xeebaha oo baryahan ay ka dhaceen falal amni daro oo la xiriira budhcad badeednimo. Maxamed Axmed Kaahin ayaa xusay in arrintan ay Somaliland kala macaamili doono caalamka, isaga oo tilmaamayin laga soo gudbay xiligii ay dowlada Soomaaliya sheegan jirtay xuduudaha iyo xeebaha Somalil and, sida u hadalka u dhigay.

"Somaliland waxa ay leedahay xeeb dherarke edu yahay 850 kilo mitir, mana oglin wax dhaqdha qaaqa oo xeebteeda laga fuliyo ilaa nalala soo xidhiidho” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiirka.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo koox aha burcad-badeeda Sooma aliya ay mar kale dib usoo cusboona aday, kuwaas oo maalmo kahor meel u dhow xeebaha Boosaaso ee gobolka Bari ku afduubtay markab oo uu ka dul babanayay calanka Malta.

Somaliland oo ka hadashay xiisada ka soo cusboonaatay Badda Cas

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay qaybteeda ka qaadanayso ilaa linta Xeebaha Bad da Cas, oo baryahan danbe ay ka dhaceen falal amni daro oo la xidhiidha budhcad badee dnimo

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Ka ahin Axmed oo ka warbixiyay xaa lada Badda Cas, ayaa sheegay in Ciidamada Ilaalada Xeebaha Som aliland ay qabteen kooxo doonayay in ay falal budhcad badeednimo ka fuliyaan xeebaha Somaliland.

"Ciidankeenu waxa uu ku dadaalaa xeebahe ena inta masuuliyadeenu tahay in uu ilaaliyo hub farabadana waa la qabtay, laashash loogu talay in Xeebaha Somaliland lagaga hawlgalo oo 2 ahna waala qabtay, oo loo malaynayo in dadka loo soo dhiibay ay yihiin budhcad badeed ama argagixiso" ayuu yidhi Wasiir Kaahin.

Waxa uu sheegay in laga soo gudbay xiligii ay dowlada Soomaaliya sheegan jirtay xuduudaha iyo xeebaha Somaliland, isla markaana ay imika iyagu kala xaajoodaan caalamka waxkasta oo ka dhacaya gudaha xuduudaha Somaliland.

Wasiirka oo ka hadlay gole ay ku midoobeen waddamada kulaalaya Badacas ayaa sheegay in Somaliland ay leedahay xeeb dherarkeedu yahay 850 kilo mitir, isla markaana aanay ogolayn wax dhaqdhaqaaqa oo xeebteeda laga fuliyo ilaa oo lagala soo xidhiidho, waxaanu sheegay in ay ku dadaalayaan in Somaliland qayb ka noqoto golaha.

Waxa uu sheegay in Somaliland ay qaybteeda ka qaadanayso ilaalinta Badda Cas, isla markaana ay masuuliyadeeda qaadanayso, waxa uu sheegay in ay jiraan dalal ay wadaha dalo iska ashi u socdaan, isaga oo sheegay in ay si gaar ah isku kaashad aan dowlada Jabuuti.

Waxa uu sheegay in ay Berbera ay ka dhisayaan bar talis balaadhan oo ay yaalaan raadaaro casri ah, oo xeebta Somaliland oo dhan lagaga ilaaliyo.


Md. Mustafe Cagjar " Imtixaanaadka ay arday du ku dhaceen waxay soo saartay dhibaato horey ujirtay oo lugooyo ahayd"

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo ka qayb galay Shirweynaha 32aad ee Waxbarasha da degaanka Soomaalida ayaa ka hadlay Waxb arashada iyo dhibaataada uu leeyahay Qishka.

Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn ka hadlay Waxbarashada iyo meelaha ay ka liidato oo ay u horreyso Qishku, isagoo sheegay in dhinaca Qishka ardayda wax la ga qabtay dhinaca dugsiga sare, balse wali dhib ku ka jiro fasalka 8aadka iyo wixii ka hooseeya, oo uu sheegay in ardayga 12aadka imanaya uu yahay mid 8aad kiisii soo qishay.

Waxa kale oo uu xusay Madaxwaynuhu in dhi baatada Qishku ay kamid tahay in la arkayo dad waxbarashadii dhammaystay oo shahaadooyin wata, haddana aan waxba garanayn, " Waxaad ar kaysaa dad Shahaadooyin haysta oo Luuqadda ay ku hadlayaan mooyee mid kale aan ku had laynin ama aanan qoraynin oo aan garanayn, markaa in tayada Waxvarashadu hooseyso waa mid lawada ogsoon yahay, Imtixaana adkii hadda la galayna taas umbay caddeeyeen" ayuu yiri Madaxw eyne Mustafe Cagjar.

Haddaba wixii isbaddelka ka damb eeyay Ma daxweynuhu waxa uu sheeg ay in wax badan la ga qabtay dhinaca Waxbarashada oo dad waxba rtay lagu soo daray xukuum adda, iyadoo shuru ud looga dhigayo qofka la shaqaalay siinayo Wax barash adiisa, isla markaa na lala dagaallamayo shahaadooyinka been abuurka ah, waa siduu hadalka u dhigay Mustafe Cagjar.

Hadallada Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan imtixaana adkii dugsiga sare ee deg aanka Soo maalida ay ardaydu intoodii badnayd ku dhaceen intixaanaadkii, isla markaana ay gud been wax ka yar 1%, taas oo xukuumaddu u sab abaysay dadaal yari dhanka ardayda ah, iyo iya doo wax laga baddalay qaabkii imtixaanaadka loo qaadi jiray.

Wada xaajoodyo xoog leh oo ka socda QM & xabad joojinta Gaza oo miiska saaran

Wada xaajoodyo xoog leh ayaa ka socda QM ka hor codaynta la filayo Dorraad in loo qaado qar aarka ku baaqaya in la joojiyo dagaalka si loo ogo laado gargaarka muhiimka ah inuu galo magaa lada Gaza, si da ay sheegeen diblamaa siyi inta. Codeynta ayaa markii hore loo qorsheeyay Isniinta, laakiin waxaa dib loo dhi gay hal maalin si loo helo waqti dheeri ah oo wad ahadal ah. Xudunta wadahadal ka ayaa ah qorista luqadda heli karta codka "haa” ee Maraykanka.

Qaraarka qabyada ah ayaa la sheegay in mar kii hore uu ku jiray baaq ku saabsan "joojinta col aada” si loogu ogolaado gargaarka aadka loo gu baahan yahay inuu galo Gaza. Dibloma asiy iintu waxay rajo ka qabeen in luqaddaas oo loo bedd elo "hakinta colaadaha” ay heli karto taageer ada Maraykanka. Maraykanku waxa uu horey u di iday talaabooyinkii hore ee golaha amaanka wa xaana uu u codeeyay baaqa xabbad-jojinG/guud ee QM.

Taasi waxay siinaysaa muhiimadda codbixinta Talaadada Dorraad Haddii Maraykanku ogolaado in qaraarku meelmaro, waxay Israa’iil ku qasbi do ontaa iney dagaalka joojiso ama ugu yaraan hakiso Mareykanka iyo Israel ayaa gadaal ka riix aya qorshe xabad joojin kale oo KMG ah si loola gorgortamo Xamaas, loona sii daayo maxaabiista Israaiiliy iinta ah ee illaa hadda gacmahooda ku jira

Milateriga Israel oo beeniyay eedey mo culus oo kaga yimid Xamaas

Wasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa ku eedaysay millatariga Israa’iil inay Isbitaalka Al-Awda ee waqooyiga Gaza u beddeleen "xero cii dan” Ciidamada Israel ayaa ga lay isbitaalka Axadii, sida ay sheegtay wasaaraddu, ka dib dhowr maalmood oo duqeymo ay ka dhacayeen agagaarkiisa.

Ciidamada Israa’iil ayaa ilaa hadda xiray 240 qof oo ay ku jiraan 80 shaqaale caafimaad ah, 40 buk aan ah, iyo 120 qof oo barakacay gudaha isbi taal ka sida uu sheegay afhayeen u hadlay was aarad da oo magaciisa la yiraahdo Ashraf al-Qudra

Maxaabiista ayaa ah kuwo aan haysan biyo, cunno, iyo dawooyin, Al-Qudra ayaa intaas ku dartay, iyadoo ku eedaysay ciidamada Israa’iil inay ka hortagayaan maxaabiista inay u kala gudb aan qaybaha.

"Maamulaha isbitaalka Dr. Axmed Mahna waa la xiray oo laga xayuubiyey shaqadii, Dr. Mahna waa la xiray, waxaana la geeyay meel aan la gara nayn” ayuu raaciyay. Ciidamada Difaaca Israel ayaa beeniyey eede ymahaas, iyagoo sheeg ay in aaney ka hawlgalin gudaha Isbitaalka, balse ay gaareen bartilma ameedyada millatariga ee agag aarkiisa

R/Wasaare Denvok oo sheegay in wada-hadal la galayaan Burcad bad eed Soomaali ah

R/wasaaraha dalka Bulgaria, Nikolai Denvok ay aa ku dhawaaqay inay diyaar u yihiin inay Wada-hadal la bilaabaan Burcad-baddeeda Soomaal ida ee gacanta ku haya Markabka Xamuulka ee isb uucii hore laga qafaashay Gacanka Cadmeed.

Waxa uu intaasi ku daray in ay ku rajo weyn yihiin inay sida u gu dhaqs aha badan ay Burc ad-baddeeda kala xaajoodaan Lacagta Madax Furashada, si loo sii daayo Shaqaalaha iyo Markabka la afduubtay oo lagu magac aabo MV RUEN. Markabkaasi oo ku safrayey Cala nka Jesi iradda Malta, waxaa uu waday Rar Shixnad Kiim ikada loo adeegsado Bacriminta Beeraha.

Markabkaasi oo ay la socdaan 18 Badmaax ayaa waxaa dabayaaqadii isbuucii hore lagu ark ay meel ka baxsan Xeebta magaalladda Bandar Murcaayo ee Maamulka Puntland.

Dhanka kale, Ra’isul-wasaaraha dalka Bulga ria, Nikolai Denkov oo xilkaasi hayey tan iyo bishii June 6-dii ee sanadkan 2023-ka wax Faahfaahin dheeraad ah kama bixinin Kharajka Madax Furas hada ee ay Burcad-baddeeda codsadeen iyo Qoly aha Dhexdhexaadinta ee Dallaalka ka ah Wada-xaajoodkaasi.

Sidoo kale, ilaa haatan wax war ah kama soo bixin Burcad-baddeeda afduubatay Markabka Xa muulka dalka Bulgaria ee RUEN oo ku aadan Cad adka Lacagta madax furashada ee ay dalbade en, si loo sii daayo Markabka iyo Badmaaxiinta la socota. Si kastaba, Markabka la qafaashay oo la sheegay inuu meereysanayo Xeebaha Bariga So malia ayaa waxaa ilaalo ka haya Maraakiib Daga al oo laga leeyahay dalka Hindiya, kuwaasi oo uu Gurmad ka codsaday Kabtanka Markabka la qafaashay.

W/Q Ustaad Nuuradiin Abuukar

Wasiirka Difaaca Mareykanka oo la kulmay Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Bahrain

Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin oo booqasho ku maraya Bariga Dhexe ayaa Dorraad gaaray dalka Bahrain, si uu u xoojiyo isbahaysiga uu Mareykanka hoggaaminayo ee qorshuhu yahay in ay ka hortaggaan weerarada Xuuthiyiinta Yemen ee Badda Cas. Wasiirka oo Isniintii gaaray Israel ayaa uga sii gudbay dhanka dalka Bahiran, isagoona marka hore booqday Saldhigga Ciid amada Mareykanka ku leeyihiin dalkaasi.

        Wasiirka ayaa markii dambe la kulmay Boqorka Bahrain, Ha mad bin Isa Al Khalifa iyo Dhax al-sugaha Boqortooyada, Sal man bin Hamad Al Khalifa.

"Waxaan kulan muhiim ah la yeeshay Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Bahrain.” Ayuu Wasiirka ku sheegay bartiisa X, isaga oo intaasi ku daray "Mareykanka iyo Bahrain waxay dejiyeen aasaas adag mustaqbalka.”

Wakaaladda Wararka Bahrain ee BNA ayaa ku warantay "Kulanka ayaa dib u eegis lagu samee yay xiriirka labada dal, waxaana looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga istiraatiijiyade ed.”BNA ayaa sidoo kale sheegtay "Boqor Ham ad ayaa bogaadiyay xiriirka taariikhiga ah ee Bahr ain & Marey kanka iyo horumarka iskaashiga ee dhinacyada kala duwan, oo ay ku jiraan isku xirka iskaashiga militariga iyo difaaca.

Boqorku waxa uu iftiimiyay doorka muhiimka ah ee ay Dowladda Mareyk anku ka ciyaarto ilaal inta ammaanka iyo xasilloonida gobolka iyo horu ma rinta nabadda caalamiga ah, iyada oo la kaashaneysa xulafadeeda.”

Bahiran ayaa ka mid ah isbahaysiga 10 dal oo Mareykanka uu hoggaamin doono, kuwaa oo loo dhisay in ay ka hortaggaan weerarada Xuuthiyiin ta ee Badda Cas, waana dalka keliya ee Carbeed ee illaa iyo hadda qaybta ka ah isbahaysigaasi.

Dagaal sababay dhimashada 5 qof oo ka dhac ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somali land

Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku dhintay tiro kal ena way ku dhaawac meen kadib markii dad hub aysani ay weerareen qayb kamid ah Millateriga Somaliland oo dagan buu raha Naaso-Hablood ee Hargaysa Dorraad.

Xildhibaan Yaasiin Cu mar Yare oo kamid ah Gol aha Deegaanka Hargaysa oo waraysi siiyay war baahinta KF, ayaa sheegay in ay ciidanka soo weerareen dad hubaysan oo sheeganaya in ay leeyihiin dhul kamid ah buuraha Naaso-Hablood ee waqooyi bari Hargaysa, oo uu ciidanku dagay, sidaana uu dagaal ku qarxay Dorraad.

"Muran dhul oo baryahanba sii xoogaysanayay ayaa sababay khasaa raha dhimashada iyo dhaw aaca ah, dhulku waa dhul dan guud ah oo dowl ada hoose gacanta ku hayso, niman millateri ah ayaa iska dagay nabad in ay kaga guuraan aya anu rabnay lakiin may dhicin" ayuu yidhi xildhi baanku.

Xildhibaanka ayaa sheegay in tirada guud ee ilaa hada dhimatay ay tahay 5 qof, isaga oo shee gay in dadka dhulka sheeganayaa ay weerar ku soo qaadeen xerada ciidanka millaterigu uu ka sa maystay goobta, sidaasna uu ku dhacay khas aarahu. Waxa uu sheegay in dadka soo duulay iyo ciidanka dagan meesha midna aanu lahayn dhulka, lakiin ay marar dhawr ah taliska guud u gudbiyeen in ciidanka meesha lagaga raro, lakiin aanu talisku ka aqbalin.

Xildhibaanku waxa uu sheegay in xaaladu ay dagantahay hada, isla mar kaana ay dowlada hoo se iyo xukuuma duba xaalada gacanta ku hayaan.


GUUR WADAREED MAR KALIYA 50 QOF LOOGU SAMEEYEY MAN DHEERA

guur Wadareed ka dhacay Mandheera

Dhalinyaro gaareysa illaa 50 ruux oo isugu jira wiilal iyo gabdho ah ayaa mar kaliya Dorraad loo gu sameeyay ‘’guur Wadareed’’ magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari Kenya.

Guurkan ayaa ujeedadiisu aheyd in lagu kaal meeyo dhalinyarada iyo dadka kale ee doonayay in ay qoys dhistaan balse u waayay awoodii dha qaale sida uu sheegay xildhibaan Xuseen Wayt aan oo laga soo doorto bariga magaalada Ma ndhera.

Waxaa uu sheegay in tallaabadan ay tahay mid billow ah isla markaana uu ku fulinayo ballan qaad uu sameyay markii uu musharaxa ahaa ee kursiga uu doonayay.

"Arrinta waxaan ballan qaaday markii aan ku jiray ololaha doorashada waxaan u go’aansaday ka dib markii aan arkay dad badan oo niyad jab san oo aan awoodin in ay guursadaan, hadii qof ku uu guursan waayo waxaa suurtagal ah in uu sa meeyo waxyaabo badan oo aan munaasab ahyen sida fal danbiyeed iyo anshax xumo kale” ayuu yiri xildhibaan Xuseen Waytaan oo BBC-da u warramay.

Waxaa uu intaa ku daray in dadka markii ay co dsanayeen inay qeyb ka noqdaan guur wada reedka ay jireen sharuudo laga rabay qofka oo ay ka mid tahay in uu haysto gabadhii noolasha uu kula midoobi lahaa.

"Markii uu qofku la yimaado lamaanaha noola sha ay wadaagayaan, wax walba oo reer laga ra bo anaga ayaa u sameeynayna sida alaabta gur iga, xaflada arooska, qurxinta gabdha iyo dham aan shay walba oo arooska looga baahdo" ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Xildhibaan Xuseen iyo mid ka ah dadka arooska loo sameeyay.

Xildhibaan Xuseen iyo mid ka ah dadka arooska loo sameeyay.Guur Wadareedkeen ayuu xildhibaanka laga soo do orto bariga Mandheera she egay in qarashka ku baxay uusan ahyen mid laga soo qaaday dowla dda balse uu yah ay mid asagu ka bixi nayo.

"Arrintaan lacagta ku baxaysa ma ahan mid dowladda laga keenay ama hay’ad ay bixinayso ee waa lacag aniga oo kaashanaya saaxiibaday aan bixinayo”.

Guurkan noocan oo kale ah ayaan ahayn mid inta badan laga sameeyo dalka Kenya inkastoo uu ku badan yahay dalalka Islaamka.

Dadka ka faa’iidaystay guur Wadareedkan laga sameeyay magaalada Mandheera ayaa waxaa ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba.

"Dad badan oo laga yaqaano Mandheera oo ah kuwa qaba baahiyaha gaarka ayaa ku jira kuwa Dorraad arooska loo sameeyay waana wax lagu farxo in dad muddo Dheer guur la'aan ahaa ay qoysas yagleeleen Dorraad” ayuu yiri.

Arooska kadib ayuu sheegay in ay ka sii war qabi maadama dadka ay yihiin kuwa dhaqaale ahaan gacan u baahan. "Kaarar caymis caafim aad ah ayaan siin doonnaa hay’adaha ayaan u waydiin doona dhaqaale noolasha qoysaska ay ku mareeyaan arooska kadib” ayuu yiri Xildhibaan Waytaan.

guur Wadareed ka dhacay Mandheera

guur Wadareed ka dhacay Mandheera

Cabdiraxmaan Xasan Soomane oo ka mid ah dadka Dorraad guur wadareedka loo sameeyay oo BBC-da wareysi siiyay ayaa sheegay in muddo uu reer la,aan ahaa isla markaana uu awooddi waayay in iska bixiyo qarashka uu qoys ku dhisan lahaa .

" Waxaan ahay nin maskiin ah oo xoolihii ay ab aartu ka leeysay, xaas hore oo aan guursaday ay aa iga geeriyootay, gabar la siiyay ayaan waayay lacag aan ku dhisto Dorraad ayaa aroos naloo sameeyay waan ku faraxsanahay” ayuu yir Cabdi raxmaan Xasan oo BBC-da la hadlay.

Waxaa uu sheegay in sababta uu xildhibanka u doortay ay ahayd markii uu ballan qaaday in uu isku guurin doono dadka aan awoodin dhaqaale ay qoysas ku dhistaan taas oo uu tilmaamay in ay ahayd mid si weyn ay baahi ugu qabeen.

Xuseen Waytaan Xildhibanka laga soo doorto bariga magaalada Mandhe era waxaa uu sheegay in sanad walba u sameyn doon guurka noocan ah. XIGASHO:-BBC

YUU YAHAY’ – XILLIGEE SOOMA ALI KA BIXI DOONTA?

Yuu yahay? Waa su’aasha koowaad ee ay Soom aali is weydiiso.

Dunida marka qof jago ama xil loo magacaabo waxaa la is weydiiyaa su’aala han;

– Shaqada ma yaqaan

– Khibrad ma u leeyahay shaq ada

– Howlkar ma yahay

– Ma yahay qof ku haboon xilka

– Ma leeyahay karti uu ku dardar geliyo howsha

– Ma yahay qof dhiiri geliya shaqaalaha uu madaxda u yahay

– Ma horumarin karaa hey’adda loo magacaabay, Iyo su’aalo badan oo ay is weydiintooda ku jirto danta dalka. Waa yahaye bal markaan u soo jeeso dalka.

Marka qof Soomaali ah loo magacaabo xil su’a asha ugu badan ee ay shacabka isku howlaan waa sidey u ogaan lahaayeen reerka uu yahay iyo cidda ka dambeysa in la magacaabo.

Iska daa wax kalee marka la yiraahdo mid naftii hallige ah ayaa is qarxiyay, waxaad maqli ku wo dhahaaya yuu ahaa iyo kuwo dhahaya dadka dhintay yey isugu jireen. Bal maxaa ka galay cidda uu Shabaab ka yahay? Malaha hadduu muhaligga ku reer noqdo wuxuu ka xumaanayaa inuu tolkii qof ka dhintay.

Annaga oo og khasaaraha uu qabiil noo geyst ay ayaan haddana isaga hari la’ nahay. Sow lama mid nihin kuwa isbitaalka waalida ku xare ysan ee baaldiga salka ka daloola raba iney biyo ku dhaamiyaan si ay u buuxiyaan fuusto ayadana salka ka daloosha oo aan celineyn biyaha lagu shubo.

Dadka ugu fiyow Soomaaliya ee aan qabin cudurka yuu yahay waa wiilasha bajaajleyda ah ee aan kala jecleyn reerkaaga isla markaana sida daacadda ah kuugu adeegaya. Anoo soo xiganaya hal qabsiga reer Punt land ee ah ku dayo Puntland ku dayo, ayaa waxa an leeyahay Soomaaliyey ku dayo bajajleyda ku dayo.

Haddey Soomaali u shaqeyso sida bajajleyda ee 24ka saac ordaya ee shaqeynaya ee aan wax shaqo ah ku lageyn "yuu yahay”, waxaan is leeya hay muddo labaatan sano ah gudahood wexeynu ka horumareynaa waddanka Mareykanka. Ku dayo bajaajleyda ku dayo. W/Q: Cali Cosoble, Madaxweynihii hore ee HirShabelle

In ka badan 20 hay’adood oo dalbad ay in Maraykanku uu wax ka beddel ku sameeyo duqeymaha cirka ee Soomaaliya

In ka badan 20 kamid ah hay’adaha xuquuqul insaanka ee Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ah ayaa weydiistay wasaaradda gaashaandhigga ee dowl adda Maraykanka, in ay qaado tillaab ooyin degdeg ah oo wax looga qabanayo codsiyada qoy saska ehelado oda lagu dilay ama lagu dhaawa cay duqeymahaMaraykanka uu ka geystoSoomaaliya.

Hay’adahan ayaa sheegay in saraakiisha Mar aykanka ay iska indho tireen baaqa kasoo yeeray dhibanaya asha duqeymaha Maraykanka.

Warqad loo diray Xoghayaha Difaaca , Lloyd Austin, ayaa lagu muuj iyay kiisas badan oo waxyeelo rayid ah, kuwaas oo ka dhacay Soomaaliya, oo ay xaqiijisay dowladda Mareyk anka, islamarkaana dhibanayaasha rayidka ah, ku wa badbaaday, iyo qoysaskooda aysan wali helin jawaabo la taaban karo.

Warqadda ayaa muujineysa dhiba nayaal ay ka mid tahay Luul Daahir Maxamed, oo ahayd 22-jir Soomaali ah oo lala dilay gabadheeda Maryan Shilow Muuse oo 4 jir ahayd, kaddib markii bishii April, 2018 uu Maraykanku duqayn ka geystay magaaalada Ceel Buur.

Luul walaalkeed Abuubakar Daahir Maxamed ayaa sheegay in dhibanaya asha qoyskiisu dad rayid ah, haddana Milatariga Maraykanku aysan wali reerkiisu siinin wax jawaab ah oo ay ku qanci karaan .

"In ka badan 5 sano ayaa laga joogaa tan iyo markii ay dhacday duqa yntaas, laakiin ma aanan awoodin inaan helno cadaalad. Mareykanku xitaa ma uusan aqoonsan jiritaanke enna."ayuu Abuubakar Daahir ku yiri qoraal uu todobaadkii hore daabacay wargeyska The Continent.

Pentagon-ka ayaa sannadkii hore daabacday Qorshe Hawleedka Ka-hortagga iyo Ka-jawaabista Dhibaatada Rayidka, oo ay ku jiraan ballanqaadyo lagu horumarinayo maaraynta xogta, iyo kor u qaadida awoodda milatari si ay u qiimeeyaan ugana jawaabaan dadka rayidka ee ay waxyeelladu u geystaan weerarrada Mara ykanka.

Warqadda ayaa lagu xusay in Wasaaradda Difaa ca ay gacanta ku hayso 3 milyan oo doollar oo maaliyad sannadle ah oo uu bixiyo Koongaree ska Maraykanku si loogu abaalmariyo dhibbana yaasha rayidka ah iyo kuwa ka badbaaday hawlg allada Marayk anka.

Sida laga soo xigtay Airwars, koox kormeeraya al ah oo fadhigeedu yahay UK, boqolaal Soomaali ah - oo ay ku jiraan qaar rayid ah - ayaa lagu dilay duqeymaha Mareykanka sanadkan oo kaliya iya doo maamulka Biden uu si aamusnaan ah u sii wado waxa loogu yeero La-dagaalanka Argagaxis ada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip