
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashaanaya kuwa dib u xoreeynta deeganka ayaa maanta howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo miinooyin looga saaray.
Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax iyo khaliif Cumar Macalin Nuur ayaa xaqiijiyey in la sugay amniga guud ee degmada Ceeldheer.
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sii wada howlgallada amniga lagu xaqiijinayo ee argagixisada looga sifeynayo deegaannada Gobolka Galgaduud, iyaga oo maalmihii ugu dambeeyay gaaray guulo waaweyn.
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashaanaya kuwa dib u xoreeynta deeganka ayaa maanta howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo miinooyin looga saaray. Taliyaha Guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Saahid