HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA DICEMBAR 2023-KA

0
Tuesday December 19, 2023 - 08:24:14 in Wararka by Habiiba Ahmed
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA DICEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho tacsi ah ku tagay dalka Kuwait

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Habeen hore booq asho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay amiirka dalk aas Md. Sheekh Mishcal Al-Axmed Al-Sabaax dhambaalka tacsida shacabka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Amiirkii dalkaas Sheekh Nawaf Al-Axmad Al-Sabaax.

Madaxweynaha oo ka mid ahaa hoggaam iyeyaasha Carbeed ee ka qeyb-galay tacsida Amiirka ayaa muru gada la qeybsaday Ra’iisul wasaaraha iyo gola ha Amiirrada ee uu la kulamy.

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomi yaha golaha shacabka oo gaaray Baydhabo

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarl amaanka Jamhuuriyadda Federa alka Soomaal iya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Ma doobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaar dhow soo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha ayaa waxaa garo onka diyaa radaha Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay mad axweynaha Dowlad go boleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdic asiis Xasan Maxamed Laftagareen, Xildhiba ano, Wasiiro ka tirsan Maamulka iyo bulshada qeybahe eda kala du wan. Guddoomiy aha inta uu ku sugan yahay magaalada Baydha bo waxaa uu kulamo la qaadan doona madaxda maamulka iyo bulsh ada, si uu ugu dhiirageliyo dagaalka lagula jiro Khawaariijta, isagoo sidoo kale indha-indheyn doona xaaladaha guud ee deegaanka.

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal was aare Xamse oo gaaray dalka Jabuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Sooma aliya, mudane Xa msa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka sanadlaha ah ee Machadka Her itage.

Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kob cinta dhaqanka nabadda ge eska, taas oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti ayaa soo dhaweeyey wafdiga Ra’iisal wasaaraha oo ay qayb ka yihiin xubno ka tirsan xukuumadda, waxaana sidoo kale uu kulamo la qaadan doonaa madaxda dalka Jabuuti.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sooma aliya Huruuse Oo Is-Casilay

Wasiirkii Arrimaha dibada ee Soomaaliya Abshir Cumar Huru use ayaa Shalay iska casilay xilkii uu ka hayay xukuu mada Soom aaliya. Sida wararku tilmaanay aan, warqa da Iscasilaadiisa wuxuu u gudbiyey Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre.Hur uuse ayaa Shalay u socda alaya Puntland, isagoo qeyb ka ah mu sharaxiinta Foolaadka u ah loo lankana ugu jira qabashada xilka Mad axw eyne-nimada ee Puntland, halkaas oo ay soo dhaweyntiisa ka socoto.

Mr. Haruuse oo ah nin ganacsade ah ayaa kamid ah musharixiinta ay gad aal ka riixeyso dowladda Soomaali ya, si meesha looga saaro madaxw eyne Siciid Deni.

Ciidanka xoogga dalka oo bulshada Shabee laha dhexe ka wacyi gelinaya fikirka Khawaarijta

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiisha ururka 143-aad guutada 14 Octo ber ee xoogga dalka ayaa deegaanka Sabiid, Canoole iyo tuulooyinka hoostaga ka samee yey olole shacabka looga wacigalinayo ficilada guracan ee Khawaarijta iyo in ay ka hortagaan dhagaraha cadowga.

Taliyaha ururka 143 -aad Guutada 14 Octo ber ee Ciidanka dhulka xoogga dalka Gaasha anle Axmed Xasan Siyaad oo goob fagaare ah kula hadlay Boqolaal shacab ayaa sheegay in Shacabka looga baahan yahay in ay la sha qeynin Khawaarijta isla markaana ay soo gudbi yaan Xogaha Cadowga

Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad ayaa She egay in ciidanka xoogga dalka ay diyaar u yihiin Badbaadinta nafta iyo hantida shacabka Soo maaliyeed.

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliy eed ee fariisimaha ku leh deegaanka Sabiid iyo Cano ole ayaa lagu ammaa nay kaalinta wanaagsan ay kaga qayb qaateen badbaadinta shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Shabee llaha hoose.

Xeer Ilaalinta oo billowday beegsi cusub iyo shaqsigii u horreeyay oo Shalay lasoo xiray

Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa billowday beegs iga dadka dhaqan xumada ku baahiya baraha bulshada, ayada oo Shalay soo xirtay Bishaaro Idiris Maxamed.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro oo maalmahii lasoo dhaafay baraha bulshada ku baahin eysay muuqaalo anshax xu mo ah.

Muuqaaladaasi ayay sheegtay Xeer Ilaalinta Qar anka inay aad u dhibsade en bulshada Soomaaliyeed.

Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa isla Shalay hor geysay Maxkamadda gobol ka Banaadir eede ysane Bishaaro Idiris oo ay soo xireen ciidanka booliska Soomaal iyeed.

    Bishaaro Idiris ayaa waxaa lagu soo eedeey ay in ay ku xad-gudubtay anshaxa iyo dhaq anka, wuxuuna kiiske eda uu billow u yahay beegsiga dadka baraha bulshada ku baahiya waxyaab aha lidiga ku ah anshaxa iyo dhaq anka.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in uu tallaabo sharciga waafaq san ka qaadi doono cid walba oo lagu helo ayada oo sameyneysa wax lid ku ah dhaqanka iyo anshaxa.

Waxaa muddooyinkii dambe baraha bulsh ada, oo si weyn u isticmaasho Soomaalida ku soo badanayay dadka sameynaya waxyaabo ka baxsan ansh axa suuban iyo dhaqanka, wax ayna dadka qaarkood ay qabaan inay tahay tallaabo lala soo daahay wax ka qabashada dhaqanadaasi.

Si kastaba, Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa si rasmi ah u billowday beegsiga shaqsiyaadka waxyaabaha lidiga ku ah anshaxa iyo dhaqan ka ku faafiya bara ha bulshada, ayada oo sida Bishaaro Idiris oo kale la horgeyn doono max kamadda, sida uu sheegay Xafiiska Xeer Ilaaliy aha Guud ee Qaranka.

Deni, Karaash & C/rashiid Jibriil oo heshiis ka gaaray khilaafkii doorashada

Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowla dda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddo omiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa looga hadlay Doorashada Puntland.

Mas’uuliiyiintan iyo Saciid Deni ayaa waxaa ka dhex aloosnaa khilaaf ad ag oo la xiriira arrimaha doorashooyinka Pun tland

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland Madax da ayaa ku heshiiyey qodobada soo socda :

In Guddiga Madaxweynuhu magaca abay ee ansixinta iyo xallinta khilaafa adka ee Gol aha Wakiillada Dowladda Puntland sidiisa loo daayo.

In Baarlamaanka imanaaya ee 6-aad uu ku yimaado habraaci uu ku yimid Ba arlamaankii 5-aad, oo muddo xileed kiisa ku eg yahay 31 December 2023.

Dhinaca kale Madaxweynaha Dowl adda Puntland Mudane Siciid Cabdulla ahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxw eyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Kar aash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa Habeen hore kulan la qaatay Gud diga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiil lada Dowladda Puntland.

Madaxda ayaa guddiga kula darda armay in ay waajibaadkooda u gutaan si wanaagsan, iyadoo la raacayo habraacii soo jireenka ahaa ee 66-da xildhibaan hore ugu iman jireen, kaasi oo cuqaasha iyo Isimadu soo gudbiy aan xub naha ku metelaya Golaha Waki ilada Dowla dda Puntland. Waxayna guddiga u rajeeyeen in Allah u fudude eyo masuuliyaddasaaran.


Xasan oo ku laabanaya furimaha dag aalka kadib xujo culus oo mee sha ka baxday

Dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagi xisada ayaa dib u bilaaban doona dhawaan, kaasi oo uu hakad ku yimid tan iyo markii ay dalka ka curteen roobabku.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ayaa dib ugu laa ban doona goboll ada dhexe, si uu u xaqiijiyo hadafka ugu we yn ee umadda Soomaalidu leed ahay Sha lay, kaasi oo ah in laga adka ado kooxaha arga gixisada.

Madaxweyne Xasan ayaa dib ugu laaba naya la-dagaalanka argagixisada, isaga oo meel soo saaray arrimo waaw eyn oo qabyo ka ahaa dowladnimada Soomaaliya, oo ay kamid yihiin;

Deyn cafinta Soomaaliya.

Xubinimada ururka bulshada Bariga Afrika ee EAC.

In dalka laga qaado cuna-qabateynta hubka oo sanado badan saarneyd Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa ku dhowaad 15 sano la tacaaleysa mid kamid ah kooxaha argagixisada ah ee adduunka ugu dhaqaalaha iyo ciidanka badan, balse mid kamid ah sababihii dheeree yay dagaalka argagixisada ka dhanka ah ayaa dhawaan soo afjarmay, waana nuuca hubka.

Ciidanka dowladda federaalka ah ee Soo maaliya iyo kuwa argagixisada waxay ahaa yeen laba dhinac oo hubko oda kala weynayn, kala casriyeysneyn oo dhinacaas isku itaal ka ah.

Soomaaliya hadda waa laga qaaday cuna-qabateentii hubka, waxaa DF ah ee Soom aaliya u furan inay soo iibsato hub casri ah oo si ba’an u gumaadi kara argagixisada, xilli dhin aca kale uu adduunka laba jibaaray cuna-qaba teynta hubka ee saaran kooxaha argag ixisada ah ee ka dagaalama Soomaaliya.

Sida laga soo xiganayo illo Sirdoon argagix isada ayaa si weyn uga walaac day in dowlad da Soomaaliya laga qaa day cuna-qabateyntii hubka, taasi oo hadda saamixi karta inay dowla dda soo iibsato hub si ba’an wax u gumaadi kara oo soo gaabin kara cimrigii ay argagixis ada aaminsaneyd in uu dagaalkooda qaadan karo.

Doodda farqiga hubka ee argagixi sada iyo ciidanka xoogga dalka waxay aheyd mid mud do taagneyd, waana qodob kamid ah sababihii cuna-qabat eynta hubka looga qaaday dowla dda Soomaaliya, si ay ugu sahlanaanto inay ka adkaato argagixisada.

Inkasta oo soo iibsiga hubka uu dhaqaale badan uga baahan yahay dowladda, haddana waxaa sidoo kale xusid mudan fahamka isticm aalka hubka casriga ah, oo la aaminsan yahay in aysan askarta Soomaalida badi u tababar neyn aanay u baahan yihiin in hadda loo diya ariyo, sidoo kale ilaalinta amaanada hubkaas ee ah in uusan gacan qaldan gelin ayaa kamid ah waajibaadka waaweyn ee horyaalla dowl adda federaalka ah ee Soomaal iya. Soom aaliya oo bilaa argagixiso ah ayaa la aaminsan yahay inay wax weyn la qeybsan karto caala mka, oo ay heli karto maalgashi caalami ah maadaama ay leedahay kheyraad badan oo dabiici ah oo weli la isticmaalin. Dadka So omaalida ayaa isha ku haya sida uu nidaamka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu faa’iide ysto qaadista cuna-qabateynta hubka, una soo gaabiyo dagaalka argagixisada oo wii qay dhaqaalaha, xasiloonida iyo horumarka gu ud ee Soomaaliya.

Gabar Muqaalo Anshax xumo ah ku baahine ysay baraha Bulshada oo la soo xiray

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saar an ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro Idiris Maxa med oo maalmahii lasoo dhaa fay baraha Bulshada ku baahine ysay muuqaalo anshax xumo ah oo aay aad u dhibsadeen bulshada Soomaa liyeed. Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa Shalay horgeysay Maxkamadda gobol ka Banaadir eedeysane Bishaaro Idiris oo ay soo xereen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaana lagu soo eedeeyay In ay ku xadgudubtay anshaxa iyo dhaqanka

Xafiiska Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in uu talaabo sharciga waafaq san ka qaadi doono cid walba oo lagu helo ayada oo sameyneysa wax lid ku ah dhaqanka iyo anshaxa.

Wasiir Juxa: "Xasan Sheikh Maxam uud wuu diiday inuu nala hadlo, sidd eeda January ayuu qabsaday

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa DFS inay aad ugu dad aalayso inay saamayn ku yeelato doorashada Puntland Wasiir Juxa ayaa sheegaDF ku inay doonayso inay lasoo baxdo madaxweyne Punt land ka socod siiya ajendaheeda siyaasadeed ee wax ka beddelka dastuurka dalka iyo doorashooyinka.

"Ajendaha la isku hayaa wa xaa weeye, Galaangalka ay Vi lla Soomaaliya u doonayso inay ku yeelato doorashada Puntl and, iyo inay Puntland iyadu aayaheeda go’aan ka gaarto, oo si madax bannaan u gorgortanto. Taasaa meesha taala,” ayuu yiri Juxa.

"Xasan Sheikh wuu diiday inuu nala hadlo. Siddeeda January ayuu qabsa day, isagoo ku dadaalaya inay dowlad dan meesha ka baxdo. Annagana sagaalka January baan qabsanay. Ciddii timaada iyo calaf,” ayuu hadalki isa ku soo gabagabeeyay Juxa.

Hadalka wasiirka arrimaha gudaha Puntla nd, ayaa kusoo beegmay, iyadoo Shalay uu ma gaalada Garowe gaaray wasiirkii arrimaha dibb ada Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse oo u sharraxan xilka madaxweynaha Puntland. Wasiir Haruuse ayaa Shalay iska casilay xilkii sii, si uu xoogga u saaro doorashada madaxw eynaha Puntland.

Ciidanka Nabad suguda oo soo ban dhigay Axmed Kawaan oo isku soo dhiibay

Ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka Qaran ka Soomaaliya ee ka howlgala degmada Xud dur ee xarunta gobolka Bakool ayaa soo ban dhigay nin oday ah oo la sheegay in uu katirsa naa dagaallamayaasha Al Shabaab. Axmed Mursal Macallin Nuur oo loo yaqaan Axmed Kaw aan ayaa isaga soo tagay kooxda Al Shabaab uu katirsa naa, waxa uuna ninkan xiriir lasoo sam eeyay ciidanka Nabbad sugida uu isku soo dhiibay. Ninkan isku soo dhiibay ciidanka Nabbad sugida ayaa la sheegay in kooxda Al Shabaab u qaabilsanaa sahanka iyo ka soo aruurinta bulshada rayidka ah carruurta ay sida qasabka ah ku askaraystaan kooxda Al Sha baab.

Dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada ayaa soo bandhigay xu bno dhowr ah oo la sheegay in ay ka tirsan aayeen kooxda Al Shabaab ,ku waa oo go’aansaday in ay ka soo goostayal shabaab iskuna soo dhiibaan ciidanka DFS

Shanka oo $5 Milyan ku raadinaya ninka labaad ee ugu sarreeya Al-Shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa lacag abaal-marin ah oo gaareysa Shan Mily an oo dollar u ballan-qaaday inay siine yso ciddii soo sheegta xog la xiriirta halka uu ku sugan yahay ama far muuqda ninka labaad ee awood ahaan ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab.

Ninkan uu Mareykanka dul dhigay madaxii sa 5 Milyan ayaa lagu magacaaba Abuukar Cali Aadan oo ah ku-xigeenka Amiirka Al-Sha baab, waana ninka ku xiga Amiirka kooxda Axmed Cumar Abu Cubeyda.

Abuukar ayaa muddo dhowr sano ah soo ahaa madaxa garabka Jabhad da Al-Shabaab, isaga oo kadib noqday taliyaha milateriga Al-Shabaab, ayada oo ugu dambeyn tiina loo dala csiiyay booska uu hadda hayo ee Ku-xigeenka Amiirka Ururka, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay Mareykanka.

Abuukar Cali Aadan ayaa bishii January ee 2018-kii ayay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka ku dartay liiska argagixisada caalamiga ah, sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa Abuukar ku dartay liiskeeda argagixisada.

Al-Shabaab ayaa lagu tilmaama garabka ugu ballaaran ee ugu hantida badan kooxaha la howl-gala Ururka Al-Qaacida, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Kooxda Al-Shabaab inkasta oo saldhigyade eda Soomaaliya yihiin ayaa haddana waxay weeraro argagixiso ka fulisa waddamada deri ska sida; Kenya iyo Ethiopia.

Mareykanka ayaa horay sidaan oo kale lacag u dul-dhigay hoggaamiye yaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab, waxaana ugu dambeeyay oo $ 5 milyan la dul-dhigay Cali Maxamuud Raage oo loo yaqaan Cali Dheere, islamarka ana ka tirsan madaxda sare ee kooxda Al-Shabaab.

Cali Dheere ayaa ahaa afhayeenka Al-Shabaab tan iyo bishii May ee 2009-kii, sidoo kalena waa hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda.5-tii Janaayo 2023 dowladda Mareyk anka ayaa waxay 10 milyan oo dollar ugu yabo oday inay siin doonto cid kasta oo keenta xog hoggaamin karta in lasoo xiro ama dambi lagu helo Macallin Ayman, oo ah hoggaamiye

sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa sidoo kale 13-kii Janaayo

2023 ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo

gaareysa 10-milyan oo dollar oo la siinayo cidd ii keenta xog ku saabsan Maxamuud Cabdi Aadan iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii Hotel DusitD2 ee 2019-kii ka dhacay

magaalada Nairobi.

Itoobiya oo abaal marin Sharafeed siisay ninka sameeyay diyaaradaha Baraktar

Milateriga Itoobiya ayaa abaal-marin gudd oonsiiyay madaxa shirkadda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ee Baykar, taasoo lagu tilma amay inay tahay "Bilad-sharaf”, wu xuu ku mutaystay kaalmadii uu ka geystay taye ynta ciidammada cirka ee dalkaas muddadii labada sano ahayd ee dagaal ka sokeeye ee Tigray.

Taliyaha ciidamada Itoo biya ayaa abaal-marin tan guddoonsiiyay Haluk Bay raktar, xilli uu socday ban dhig fan eedka ciidamada cirka oo sannad wal ba lagu qabto magaalada Bishoftu oo ku dhow caasimadda Addis Ababa.

Mr Bayraktar waxa uu sheegay in ay "sha raf u tahay in la guddoonsiiyo biladda sharafta” oo ay naadir tahay in la siiyo dadka ajnabiga ah. Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee aan duuliyaha lahayn ayaa la rumeysan yahay in ay gacan ka geysteen sidii dagaalka sokeeye ay dhanka kale ugu rogi lahaayen, iyadoo dowl adda feder aalkana ay raalli ka tahay. Colaad da ayaa soo afjarantay bishii November ee sa nnadkii hore kaddib markii heshiis nabadeed lagu saxiixay Koonfur Afrika.

Ma cadda faahfaahinta dhabta ah ee ku saabsan abaal-marintan balse waxa ay u muu qataa inay ka duwan tahay bilad sharafta qaran ka oo sida caadiga ah uu bixiyo madaxwey naha dalka.

Dawladaha Afrikaanka ah ayaa si isa soo taraya u helaya diyaaradaha aan duuliyaha lah ayn ee Turkiga si ay ula dagaalamaan kooxaha hubaysan.

Human Rights Watch oo Israa’iil ku eedeey say iney hub ahaan u adeegsatay gaajo

Human Rights Watch ayaa waxay ku eed aysay Israa’iil inay xanibaada garaarka galaya magaalada Gaza iyo gaajada u adeegsatay hub dagaal iyadoo arrint aas ku til Shalay dam bi dag aal.

Cumar Shaakir oo ah Agaasimaha Human Rights Watch ee Israel iyo Falastiin ayaa CNN u sheegay in maamulka Israel ay muddo bilo ah si ula kac ah uga joojinayeen dadweyna ha Gaza cunnada iyo biyaha, iyagoo si bareer ah u hor istaagaya gargaarka bini’aadamnimo.

Waxaa sidoo kale lagu eedeeyey Israel iney si ula kac ah u burburisay walxaha lagama maarmaanka u ah badbaadada, oo ay ku jiraan goobaha rootiga lagu dubo, warshadaha haruur ka ah iyo biyaha. iyo tas-hiilaadka faya dhow rka.

Warbixintu waxay ku salaysan tahay wara ysiyo lala yeeshay Falastiiniyiin ku barakacay Qaza, bayaanno ay soo saareen xubno ka tirs an dawladda Israa’iil iyo bayaanno ay soo saa reen hay’ado ay ka mid yihiin Xafiiska Qar amada Midoobay ee isku-dubba ridka arrim aha bini’aadamnim ada, Barnaa mijka Cunnada Adduunka, Oxfam iyo Hay’adda Norwegian Ref ugee Council.

"Hadalada ka soo baxay saraak iisha sare ee Israa’iil waxay muujinaya an in tani ay tahay siyaasad ula kac ah oo lagu gaajeysiinayo dadka rayidka ah si ay u noqdaan hub dagaalka loo adeeg sado,” ayuu yiri Shaakir. warbixinta Human Rights Watch waxay xustay in "Saraakiil sarsare oo Israa’iil ah, oo ay ku jiraan Wasiirka Difaaca Yoav Gallant, Wasiirka Amniga Qaranka Itamar Ben Gvir, iyo Wasiirka Tamarta Israel Katz ay sameeyeen bayaanno ay fagaareyaal ka jeediyeen oo ay ku muuji nayaan ujeeddooyin kooda ah in ay dadka rayi dka ah ka joojiyaan Gaza cuntada, biyaha iyo shidaalka

"Saraakiisha kale ee Israa’iil ayaa si cad u sheegay in gargaarka bini’aad antinimo ee Gaza ay ku xirnaan doonto sii daynta la haysta yaasha sida sharci darrada ah u haysta Xama as” ayey intaas ku dartay Human Rights Watch.

"Taasi waa dembi dagaal oo aad looga naxo, taas oo sii kordhinaysa ciq aabta wada jirka ah ee lagu hayo ray idka Falastiiniyiinta iyo xannibaadda gargaarka bini’aadantinimo, Mad axda adduunku waa in ay ka hadlaan oo ay qa adaan tallaabo degdeg ah si ay uga hortagaan gabood-fallo hor leh” ayuu yiri Shaakir

Afhayeenka xukuumadda Israa’iil Eylon Levy ayaa si xoog leh u diiday eedeymahaa, isaga oo sheegay in Xamaas ay mas’uul ka tahay waxaa ka socda Gaza.

"Tani waa been Israa’iil waxay leedahay awo od ay ku baarto in ka badan laba jibaar baa buurta gargaarka ee galaya Gaza. Waxaan wali biyaha siinaa Gaza qeybo ka md ah mana ayna an saarin wax xannibaad ah gelitaanka cuntada iyo biyaha,” ayuu yiri Levy.

Human Rights Watch waxa ay sidoo kale tixraacday qiimeynta haqab-beelka cuntada ee Qaramada Midoobay ee Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Gaza oo la daabacay 7dii Dise mbar, taasoo lagu ogaaday in 9 ka mid ah 10 qoys ee waqooyiga Gaza ku sugan iyo 2 ka mid ah 3-da qoys ee koonfurta Gaza ku nool ay ugu yaraan hal maalin iyo habeen buuxa ku qaateen cunto la’aan.

Ku dhowaad 100 qof oo dhimasho iyo dhaa wac ku noqday qarax ka dhacay..

Qarax iyo dab ka dhacay keydka shidaalka ee ugu weyn dalka Guinea ee caasimadda Co nakry ayaa sababay dh imashada ugu yaraan 11 qof halka in ka badan 80 kalena ay ku dhaawac meen sida ay sheegeen mas’uuliyiinta dalkaas xili dalkaas Galbeedka Afrika ku yaalla uu sugayay gargaar uu ka helo dalal kale, waxaana la filayaa in dhimashadu ay kororto.

Qaraxa weyn ayaa ka dhashay dabka ka kacay keydka shirkadda Petroleum ee dalka Guinea kadib saqdii dhexe ee Habeen hore, sida ay sheeg tay madaxtooyada Guinea. Wax aa uu burbur xooggan ka geystay bartamaha degmada Kaloom oo ay ku yaallaan inta badan xafiisyada dowladda. Ugu yaraan 88 qof ayaa soo gaaray dhaawacyo halis ah, ayuu yiri Lt. Col. Jean Traoré, oo ah agaasimaha farsa mada ee Adeegga Ilaalinta Rayidka ee Guinea. "Qiimeyntani waa mid ku meel gaar ah,” ayuu u sheegay suxufiyiinta.

     Ilaa hadda si rasmi ah looma oga waxa sababay qaraxa ka dhacay bakh aarka shida alka ugu badan ee dalka Guinea. Kaydka ayaa lagu waday in loo raro meel fog si looga foga ado musi ibada noocan ah.

Waxaa hadda jirta cabsi laga qabo in saad ka uu hakad galo maadaama waddanku ku tiirsan yahay batroolka sifaysan ee dibadda laga keeno.

Mid ka mid ah shaqaalaha goobtaas ayaa laga soo xigtay mareegta wararka ee Guinee Matin ee fadhigeedu yahay magaalada Cona kry in uu qaraxu dhacay xilli uu markab dega yay. "Waxa aan dabkan ku waayay dhawr saax iibb aday. Qaar aniga oo kale ah waa waar diye, qaarna waa farsamayaqaanno. Dhamma an xafiisyadii waa burbureen sidoo kale dham maan qalabkii,” ayuu yiri shaqaalaha oo magac iisa lagu shee gay Axmed Condé.

Wasiirka amniga Bachir Diallo ayaa telefi shinka qaranka ka sheegay in la xakameeyey dabka, isla markaana dalal ay ka mid yihiin Senegal iyo Mali ay u soo direen kooxo caafim aad iyo ku wo badbaado.

Dabka ayaa qabsaday dhowr xafiis iyo dhismayaal. Dad badan oo deganaa guryaho odii ayaa ka qaxay ka dib markii uu qiiq aad u badan uu faafay.

Maamulka ayaa xiray iskuullada iyo goo baha dadweynaha ee caasim adda. Gelit aanka degmada waa la xiray marka laga reebo adee gyada muhiimka ah. Madaxtooyadu waxay dad ka ka codsatay inay guryahooda joogaan.

Col. Mamadi Doumbouya, oo si ku meel gaar ah loogu dhaariyay xilka madaxtinimo ee dalka ka dib afgambigii dhicisoobay ee 2021-kii, ayaa sheegay in gobolka uu si buuxda u daryeelayo dadka dhaawacmay.

"Waxaan ugu baaqayaa dadka reer Guinea inay muujiyaan midnimo iyo u duceynta qara nka xilliyadan tijaabada adag,” ayuu Doumbo uya intaa raaci yay.

Sissi Oo Markii Saddexaad Loo Door tay Madaxweyn aha Dalka Masar

Madaxweynaha dalka Masar Cabdel Fatt aax Al-Sisi ayaa markiisii saddexa ad ku gu uleystay oorashada dalka as, isagoo hel ay wax ka yar 90% codadkii la dhiibtay, doo ra sho la qabtay todob aa dkii hore, sida ay ku dhawaaqeen guddiga door ashadaWaxaa isaga la tartamayey saddex musharrax – balse midkoodna looma arkeynin in uu yahay siyaasi weyn oo laga yaqaano dalka Masar.

Sisi ayaa markii ugu horeysay noqday madaxweyne sanadkii 2014-kii –isagoo ku guul eystay 97% codadkii la dhiibtay. Isla saamigaas ayuu ku guule ystay 2018.

Guushan waxay ka dhigan tahay inuu xukunka sii hayn doono illaa 2029, markaas oo dastu urku u diidayo inuu mar kale isa soo sharaxo.


SIDA QISADAN HAASAAWAHA EE 50 SANO KA HOR DHACDAY AY WALI U TAHAY MID SOOMAALIDA CAAN KA DHEX AH.

QISADA HURRE IYO CAMBARO

Qoraalka sawirka,Hurre Walanwal iyo Cambaro NuuxAbwaanad Cambaro Nuux Maxamed oo loo yaqaan ‘Laanta Bari’ ayaa BBC-da u sheegtay in allaha u naxariistee Abwaan Cisma an Ibraahim Warsame oo loo garan ogaa ‘Hu rre Walanwal’ uu ahaa nin qiimo badan, geesi ah, dun macaan, oo Soomaalidu u dhex ahayd, dhanka suugaantana ka ahaa mid hibo gaar ah lahaa.

Cambaro iyo Hurre waxay ahaayeen labadu ba kuwa ku suntanaa taariikh xagga suugaa nta, gaar ahaan dhaqanka miyiga iyo heesaha gole ka fuulka ah ee laga tiriyo isla goobta la joogo.

Waxa kale oo ay caan ku ahaayeen ciyaar dhaqameedka miyiga xiliyada barwaaqada jirto iyo cawaysyada aroosyada ka dhici jiray dhulka miyiga ah.

Hurre Walanwal todobaadkii hore ayuu ku geeriyooday laguna aasay magaada Burco.

Cambaro Nuux waxay ha dda ku nooshahay deega an ka Widhwidh ee degmada Bu uhoodle iyadoo da’adeedu ku dhow dahay bo qol sano, balse wali waxay si fiican u xasu usata waayihii suugaaneed ee iyada Hurre Walanwal.

Sida ay ku bilaabatay silsiladda heesaha ay isku tiriyeen ayey BBC-da u sheegtay inay iyadu xiligaa 16 sano jir ahayd halka Hurre-Walanwal uu ka waynaa in door ah, sidoo kala na ay habro wadaag ahaayeen.

Xilliga sheekadu bilaabatay waxay Camb aro Nuux ku Shalay inay ahayd dayr barwa aqo ah oo sida roobku u biyo dhigay darteed xare edu meel walba waran tahay, laguna magac aabi jiray (dayrtii biyo badan), taasoo ku beeg nayd horaantii sanadkii 1960 meeyadii.

Habeen ay aroos galayeen wiil ay ilmo adeer yihiin Canbaro iyo gabadh ay is xigeen Hurre Walanwal ayey billowdeen heestii silsil ada noqotay ee dhex maray labadooda.

Hurre ma aqoon Cambaro wuxuuse mee sha ka mariyey suugaan uu kula dardaar may ey gabadha ay qaraabada yihiin ee aqal gala ysa oo uu tusaalooyin badan siiyey.

Markii uu dhameeyey ayey Cambaro Nuux oo ku sugnayd goob ciyaareedka arooska, ca ana ka ahayd deegaanka oo ahaa howdka miyiga Buuhoodle arooskuna ka dhacay soo gashay oo su,aashan waydiisay Hurre wala nwal.

Cambaro Nuux

Goortu waa habeenimo waana heel ciyaa reed

Halqina waa isu soo galay oo hore laysu garan maayee

Inankaga heesaayoow horta aan is baranee haybtaada noo sheeg”

Jawaabtii Hurre Walan wal.

Hayb doon hadda tahay, hoygiina ina geeyoo

Hararkiina ii gogoloo, hooyadana iga qariyoo

Haasaawe ii qabo’oo, igu haybso dababeed

Labadaas meeris waxay fure u ahaayeen silsadii suugaaneed ee Abwaan Cismaan Ibraahim Warsame iyo Abwaanad Cambaro Nuux Maxamed oo dhowr iyo kontan sano laga joogo markii laysu mariyey.

Waxaa intaa dheeraa jacayl duurxul ku bilowday iyo kaftan suugaaneed balse meel gaari waayey markii uu Hurre Walanwal ku heesay inuu Cambaro Nuux ka bixinayo Ari waayo deegaanka uu ku noolaa ayaa dhaqashada xooluhu u badnaayeen ari.

Waxaa kale oo suugaantooda isugu faanayeen degsiimada markaa ay kala deganaayeen oo ahayd cal iyo buur iyo guban iyo Deegaan ciid-san ah.

Waxay Cambaro intaa ku dartay in ciyaarahu ahaayeen kuwo dhaqan iyo asluub ku fadhiyey oo la isku dhaafsan jiray goobaha lagu kulmo, kaftankuna furnaa oo an la kala xanaaqi jirin.

Heeso shukaansigii Cambaro iyo Hurre Walanwal

QISADA HURRE IYO CAMBARO

ABWAAN HURRE WALANWAL IYO CAMBARO NUUX

Sida ka muuqato suugaanta dhexmartay Hurre iyo Cambaro waxaa ku jirto qayb haasaa we is dhaafsi ah iyo kaftan suugaaneed laysku duur xulayo.

Cambaro waxay BBC-da u sheegtay in ay ka carootay markii Hurre Walanwal ugu heesay inuu riyo ka bixiyo iyadoo ugu jawaabtay in iyada iyo gabdhaha la gayaanka ah aysan goyn ari oo geel kaliya lagu gudoomi karo.

Hurre Walanwal.

Haddan reerkayaga galo, oo gunta xerada ku hubsado

Lixdan ay ku gabax tidhi, oo ina gaadis wada dhalay

Riyahayaga ka soo guro, oo gurigiina soo tubo.

Adiga iyo gal xidheennadu

miyeydaan gaadda- ka ciyaar iyo

gucle iigu imanayn.

Jawaabtii Canbaro Nuux.

Inan yahow gun baa tahay, gole lagama oran karo.

Hadal gobi ku haasow doo la gartaana namada oran

Laakiin guurti baa tidhi, dantu waa gar iyo xarrig iyo silsilad aan la goyn Karin.

Buuraha gosheediyo guban baa ku hanaqaadday, riyaha u gumuraa gurigaa u hoyataan.

Nin ragoo la gowray baan gashigiisu kuu imane, geelu xoolo kuma jiro.

Waxay intaa ku dartay in Hurre ku sigtay in looba dilo inuu iyada ari ku doonayo oo rag iyada walaalaheeda ay damceen sidaas balse aysan suura galin.

Waxay inta badan suugaanteeda ku amaanaysaa qiimaha geela uu leeyahay oo ay u aragto mid gaar ah halka Hurre Walanwal uu ku amaanayo ariga oo dhanka degsiimadiisa lagu dhaqan jiray.

Allaha u raxmadee Cismaan Ibraahim Wars ame ‘Hurre Walanwal’ wuxuu ka mid ahaa ku wa fogaan cabirka suugaanta ku suntanaa, wal iba ku caanka ahaa inuu golaha markaa uu joo go ka tiriya isagoo soo xafidin ama soo qoran si lamida sida ay tahay Cambaro Nuux Maxamed.

Cambaro oo ka hadlaysay sida barigii ay ku noolayd miyiga isugu darsatay qurux eebbe ku abuuray oo ay kula baxday naanaysta ‘Laanta Bari’ iyo aftahanimo, ayadoo uusan jirin sanad sannad dhamaada oo gurigooda laga waayo rag guur doon oo ayada doonaya balse ay diidi jirtay.

Waxay BBC-da ay u sheegtay in markii dan be laga bixiyey soddon halaad oo geel ah markii ninkii calaf ugu dhacay helay.

Cambaro waxay BBC u sheegtay in si kas too ayada iyo Hurre ay u dhex mareen hadallo sugaaneed oo ay isdhaafsadeen, misna ay is cafiyeen.XIGASHO:-BBC

Khuburada badda oo cabsi ka qaba in koo xaha burcad Soomaalida ay wada shaqayn la yeeshaan Xuutiyiin ta

Markab kuwa xamuulka qaada ah oo ka bab anayay calanka Malta oo ay afduubteen koo xaha burcad badeedda Soomaalida ayaa ku sii jeeda dalka Yemen, taasi oo keentay cabsida laga qab in kooxaha burcad badeedda Soom aalida ay la shaqeeyaan kooxaha Xuutiyiinta.

Markabka MV Ruen ayaa ka soo ambaba xay dalka Singapore kuna socday magaalada Gemlik ee dalka Turkiga markii ay burcad bad eeddu ka qafaasheen badda Carabta maalintii Khamiista.

Markabkan oo ay saarnaayeen 18-shaqaale ah ayaa lagu soo waramayaa in markii ugu dambeysay lagu arkay isagoo ku socdaalayay xeebaha waqooyi bari ee degaanada Puntland.

Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay raadraac dhowaan lagu sameeyay markabka Ruen, waxaa la ogaaday inuu usii socdo woqo oyiga dhinaca Bab-el-Mandeb ee Badda Cas.

Khubarada dhinaca badaha ayaa ka cabsi qaba in kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay si wada jir ah ula shaq eeyaan kooxaha Xuu tiyiinta ee Yemen, kuwaas oo dhawaanahaan bartilmaam eed ku ahaa maraakiibta shish eeye.

19-kii Nofembar, fallaagada Xuutiyi inta oo isticmaalaya diyaarad helikobter ah, ayaa weerar kamiin ah ku qaaday markab xamuul oo uu leeyahay Jabaan, MV Galaxy ayaa lagu hay aa meel u dhow dekedda Xudeyda ee Badda Cas ee Yemen.

CABITAANKA BIYO BADAN MARKA AAD HARRAADSAN TAHAY 'WAXAY SABABI KARAAN DHIMASHO DEGDEG AH'


Qof biyo cabbay Badanaa waxaan biya ha u cabnaa si aan caaf imaadkeenna kor ugu qaadno , laakiin mararka qaar haddii aan cabno biyo badan, waxaan naft een na galin arnaa xaa lad hal is oo loo yaqaan hyp onatremia. Joh anna Pa kenham waa ga bar ca yaary ahan orodka ah waxaa ay qarka u fuu shay dhimashada sanadkii 2018, ka dib markii ay cabtay ku dhawaad shan litir oo biyo ah.

Waxaa ay BBC-da uga warrantay khibradd ee da arrintaan ku saabsan, waxaana ay shee gtay in aysan ay ogayn in wax fudud sida biyo badan oo la cabbo ay qof dili karto.

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Johanna oo ka qeyb galaysa tartanka oradka marath onka ay aa waxaa ay cabtay shan litir oo biyo ah ,ayada oo intaas kadib dareentay Madax xanuun kadibna dhulka ku dhacad ay,waxaan la dhigay Isbitaal.

Waxay gashay xaalad loo yaqaano hypona tre mia, oo ah xaalad ku dhacda marka qofku cabbo biyo ka badan inta uu u baahan yahay.

In qofku cabo biyo ka badan inta jirkiisa u baa han yahay waxaa ay sababta in nafaqooyinka ka le ee jirka ku jira ay lumaan oo biyo ay dhaqaan.

Michelle Whitehead, oo ah Haweeney kale ay aa dhimatay bishii Sebtembar 2023-kii ka dib mar kii ay cabtay biyo badan.

Waxaa ay ahayd hooyadan oo laba caruur ah leh, waxaana xilligaasi laga daweynayay xanuun ka dhimirka, waxaana muddo ay ahyed mid aan cabin biyo badan.

Michelle lagu daaweynayay xarun caafimaad oo dhanka dhimirka ah ayaa malin cabtay biyo xad dhaaf, ka dibna waxay gashay miyir-beel, ka hor inta aanay shaqaaluhu ogaan in ay geeriy ootay.

Goorm ayay biyuhu dhimasho keeni karaan?

cabbitaanka biyaha xad dhafka ah.

Qadarka biyaha uu qof kasta u baahan yahay inuu cabbo maalin kasta,Waxay ku xiran tahay caafimaadkaaga, da'daada, inta jirkaag uu le'eg yahay, nooca shaqada aad qabto iyo deegaanka aad ku nooshahay.

Sanadkii 2010, Hay'adda Badbaadada Cunnada Yur ub, ee EFSA, ayaa cilmi baaris ku sheegtay in cab bitaanka hal litir oo biyo ah maalintii ay u fiic an tahay haweenka halka laba litir iyo bar ay u wanaagsan tahay ragga.

Cilmi baarista ayaa sheegtay in 20% biyaha jirk eena gala ay ka yimaadaan cuntada.

Saynis yahano kale ayaa iyaguna sheegay in laba litir oo biyo ah la cabo maalin kasta ay tahay mid caadi ah. Laakiin daraasad cusub oo ay sa meeyeen saynisyahanno ka tirsan jaamacadda Aberdeen sanadkii 2022 ayaa sidoo kale sheegay in laba litir oo biyo ah maalintii ay aad u badan tahay in la cabbo.

Professor John Speakman oo ka tirsan jaama cadda Aberdeen ayaa BBC-da u sheegay "Xadiga biyaha ay tahay in aan cabno dhab ahaantii waa inta uu biyo ah ee uu jirkeenu u baahan yahay” ayuu yir. "Hadii qofku cabo biyo ka badan kuwa jirkiisu u baahan yahay waxaa suurtgal ah in xaalada caafimaad ay ku keento” ayuu hadalkiisa sii raa ciyay.Talooyin ku saabsan biyaha ay tahay in qofku hal mar cabbo Qof biyo cabbay

Qof biyo cabbayHaddii aad cabto biyo ka badan inta jirkaagu xamili karo ama calooshaadu ay ka cuslaato jirka intiisa kale waxaa la dhahi karaa waxan la cabay biyo xad dhaaf ah.Cabbiyo kugu filan si aad haraadkaaga uga ba xdo, kadibna jooji cabbista

Iska ilaali inaad cabto biyo badan ama cabitaa no kale hal mar

Mar kas too aad cabto biyo badan ciyaarta ka dib ama ka hor xasuunow waxaa ay kugu keeni karaan xanuun.

DAL AY DADKIISA OO DHAN KA NEXEEN IN WASIIRKOODA MAALIYADDA LOO AQOONSADAY KAN U GU FIICAN

lacag Dad badan oo reer Zimbabwe ah ayaa si layaab leh uga falceliyay kadib markii Mthuli Ncube loo magacaabay "Wasiir kii Maaliyadda ee Afrika ugu Wanaa gsan Sanadka" iyadoo wadda nkiisu uu ka jiro qalalaa se dhaqaale. Mid ka mid ah dadka isticmaala barta X, oo horay loogu yaq aannay Twitter, ay aa sheegay in abaal mar intu ay la mid tahay "in la guddoonsiiyay kabtanka mark ab si toos ah ugu jihee yey goob baraf uu ka jiro”. Isticmaale kale ayaa ku tilmaamay "kaftankii ugu weynaa ee toban sano".

Heerka shaqo la'aanta Zimbabwe ayaa gaar tay 85%, sida ay sheegeen dhaqaaleya hannada.

Kalsooni la’aan jirta ee lacagta gudaha aw geed ayaa sababtay in Ilaa 80% dadku ay wax ku kala iibsadaan lacagta doollarka Mareykanka, sida ay sheegtay wakaalada wararka ee Reuters.

Mthuli Ncube Hay'ada bixisay abaal marint aan oo lagu magacaabo Reputation Poll Inter na tional oo sheegta in ay "sum cad da kor u qaadaan" ayaa Mr Ncube siisay abaalmarinta Axaddii.

Wasiirka oo uu magacaab ay Mada xweyne Emmerson Mnangagwa 2018-kii, ayaa u sheegay wargeyska ay daw laddu maamusho ee Herald in uu aad ugu faraxsan yahay in lagu abaal mariyo shaqadiisa.

Waxa uu sheegay in ay tahay aqoonsiga sha qadii ay qabteen isaga iyo kooxda hantidhowrka ee "hormu udka ka dhigay isbeddelka dhaqaa laha".

Si kastaba ha ahaatee, Hopewell Chin'ono oo ah qof u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada, ayaa ku sheegay barta X in abaal marintu ay tahay "afla gaado" ku wajahan dadka reer Zimbabwe.

Waxa uu muujiyay kalsooni darro gaar ah ka dib miisaaniyaddii Mr Ncube uu dhawaan soo jee diyay, isaga oo ku tilmaamay "miisaaniyadii qar anka ee dadka ka soo horjeeday isla markaana abid ay Zimbabwe yeelato".

Tani waxay keeni doontaa kororka canshuu raha, waxayna sare u qaadi doontaa khidmadaha baasaboorka oo gaari doonta $200, halka ay ka ahayd $120, taasoo ka dhigaysa midka ugu qaali san gobolka.Mr Chin'ono ayaa intaa ku daray in Mr Ncube uu "maamulo dhaqaalaha ugu xun adduunka" oo uu keenay siyaasad gurracan iyo musuqm aasuqa.Dhaqaalaha Zimbabwe ayaa lala halgamayay tobanaan sano. Doolarka ayaa laga saaray Zimbabwe sanadkii 2009-kii, kadib markii sicir bararka uu gaaray boqolkiiba 231 milyan, taasoo la micno ah in qiimuhu uu saacad walba is beddelayo. Dadka dhaleeceeya waxa ay eedda ku sheegeen maamul xumo ka timdi xisbiga talada haya ee Zanu-PF, oo markii ugu horreysay kasoo billowday xukunkii Robert Mugabe.

Waxa ay iyaguna ku eedeeyeen cunaqabataynta ay saareen wadamada reer galbeedka.

Dhammaadkii asbuucii hore dalka Zimbabwe waxaa ka dhacay doorasho oyin ku celis ah oo muran badan dhali yay kadib markii xildhibaa nada xisbiga mucaaradka ah ee CCC dib loogu yeeray.

Musharrixiinta Zanu-PF ayaa ku guuleystay todobo ka mid ah sagaalkii ku celiska ahayd balse weli saddex kursi ayaa ka dhiman saddex-meelood laba meel aqlabiyadda baarlamaanka ee looga baahan yahay in wax laga beddelo dastuurka.Mthuli Ncube, waa Wasiirka Maal iyadda ee Zimbabwe oo uu magacaa bay madaxweyne Emmerson Mnanga gwa, waxa uu horay u ahaa madaxii dhaqaalaha ee hore iyo madaxweyne ku xigeenka Bangiga Horumarinta Afrika. Ka hor inta uusan ku biirin bankiga, waxa uu ahaa hormuud dhaqaale iyo bare sare.

Waxa uu horraan helay tiro abaal marinno ah, oo dhinaca maaliyadda ku saleysan.

Guud ahaan dalalka Africa ayaa lagu dhaliilaa hab maamulka dhaqaala ha - mas’uuliyiinta dhaqaalaha ay la kul maan eedeymo la xiriira musuqm aasuq. Shaqo la’aanta dhallinyarada iyo sicir bararka ayaa arrinta kasii dhigeysa mid cakiran XIGASHO:-BBC

Israel oo duqeysay qunsuliyada France ee Gaza iyo cambaareyn ka dhalatay

Shaqaale ka tirsan qunsuliyadda Faransiis ka ee magaalada Qaza ayaa u dhintay dhaawacii soo gaaray ka dib weerar cirka ah oo Israel ay geysatay, sida ay Dhowr shirkadood oo maraakiib ah oo ay ku jiraan Hapag-Lloyd oo Jarmal ah iyo shirkadda Danishka ee Maersk, ayaa sheegay inay joojinayaan hawlihii maraakiibta ee badda cas ilaa amar dambe, iyagoo u sababeeyay beegsiga lagu hayo maraakiibta ganacsiga ee badda cas ka gooshi jir ay. sheegtay Wasaaradda arrimaha dibadda Fa ransiiska Sabtidii. Qofka shaqaalaha ah oo aan wasa araddu magacaabin, waxa uu ka shaqaynayey qunsuliyadda tan iyo 2002.

"Faransiiska ayaa cambaareeyey weerarkii ka dhacay dhisme ay dagana ayeen oo ku yaalla Gaza, kaasoo sab abay dhimashada dad badan oo rayid ah. Waxaan ka dalbaneynaa maamulka Israel inay si buuxda u fahafaahiy aan sababaha duqeyntan, sida ugu dhaqs aha badan,” ayaa lagu yiri hadalka Wasaaradda.

Axaddii, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Faransiiska Catherine Colonna ayaa sheegtay in ay u joogtay Tel Aviv si ay ugu nuux-nuuxsa to muhi madda ay leedahay badbaad inta rayid ka iyado sidoo kale muujinayso garab istaagga France ee Israa’iil ka dib weeraradii Oktoobar 7.

Faransiiska ayaa ka walaacsan xaaladda naxdinta leh iyo musiibada ah ee ka jirta dhulka Gaza” ee sii qoto dhe ereysa, Israa’iilna waxay ugu baaqday inay aqbasho xabbad joojin si loo

fududeeyo sii deynta la haystayaasha iyo

qaybinta gargaarka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip