HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA DICEMBAR 2023-KA

0
Thursday December 14, 2023 - 08:43:33 in Wararka by
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA DICEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xassan Shiikh oo war ka soo saaray guusha laga gaaray deynta cafinta Somaliya

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Max’ uud ayaa ka hadlay shac abka Soomaaliyeedna ugu hambalyeeyey guusha taariikhiga ee dham eys tirka hanaanka deyn cafin ta Bangiga Adduunka iyo Ha y’adda Lac agta adduunka ee IMF ayaa Shalay si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soom aaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado ba dan ka dib dadaallo sanado socday iyo shuru udo badan oo Soomaaliya ka soo gud ubtay.

War saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saar een hay’adda lacagta aduunka ee IMF iyo bank iga aduunka, ayaa lagu sheegay in la ansixiyey cafinta deynta lagu leeyahay Soomaaliya, taas oo dhan $4.5 Bilyan oo doolar.

Bangiga adduunka iyo IMF oo Soo maaliya ka cafiyay $4.5 bilyan oo deyn ah

Sanduuqa dhaqaalaha Adduunka oo magac iisu loo soo gaabiyo IMF iyo Bangiga Adduunka qaybta IDA (oo bixiyo deyn aan dulsaar lahayn iyo gargaar horumarineedba) ayaa Soom aaliya u oggolaaday in laga cafiyo deymaha. .

Go’aankan ayaa yimid ka dib markii Dowladda federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay dham aystirka barnaamijka loogu talagalay in lagu sa matabixiyo dalalka saboolka ah ee deymaha far aha badan lagu leeyahay oo loo yaqaan (HIPC).

Go’aankan deymaha looga cafiyay Soomaa liya ayaa wuxuu hoos u dhigayaa deynta dibadda ee Soomaa liya oo u dhiganaa 64% ee dakhliga dalka sanadkii 2018, halka uu dhamaad ka 2023 noqon doono wax ka hooseysa 6%.

Deyn Cafinta, ayaa ku timid taagee rada dey man-bixiyeyaal kala duwan, oo ay ka mid yihiin IMF, IDA, Sanduuqa Horumarinta Afrika (ADF), iyo hay’ado kale.

Madaxweynaha dowladda Federaal ka Soom aaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku nuux nuux saday dadaalka dowladihii kala duwanaa ee dalka, kuwaas oo 10kii Sano ee la soo dhaafay gacan ka geystay ilaa heerkan laga soo gaaray.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige, ayaa iftiimiyay dadaalada lagu bixiyay soo kabashada dhaqaalaha dalka, taasoo keentay sida uu sheegay korodhka dakhliga gudaha, adk eynta maamulka maaliyadda dawladda, iyo kor u qaadista awoodda hay’adaha dowliga ah.

Wasiirka ayaa sheegay in horumark aasi lagu gaaray iyada oo ay jiraan caqabado ay ka mid yi hiin Isbadalka Cimilada iyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Dhanka kale, Maamulka IMF iyo Bangiga Addu unka ayaa bogaadiyay u hoggaansanaanta dalka ee shuruu daha (HIPC), xilli uu dalka wajahay ay dhibaatooyin ay ka mid yihiin Caabuqa Covid-19 iyo khataraha amniga, .

Agaasimaha IMF ee Bariga Dhexe” Jihad Azour”, ayaa bogaadiyay dib u soo kabashada So omaaliya ka dib dagaallada sokeeye iyo dadaall ada siyaasadeed, halka ku xigeenka madaxa Ban giga Adduunka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika, Victoria Kwakwa, ay amShalayy dib-u-haba ynta ku socoto dhaqaalaha dalka oo qeyb ka qaadan aysa dhimista faqriga. Cafinta deymaha ayaa Soomaaliya ka dhigay sa waddankii 37-aad ee dhamaystira barnaamika (HIPC) tan iyo markii la aasaasay 1996.

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo xil ka qaadis iyo magacaabis cusub sameeyay

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soo maaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday agaasimihii guud ee Akademiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Mudane Cabduqaadir Nuur Xuseen Maax.

Xamse Barre ayaa xilka ka qaaday agaasime Cabduqaadir Maax kaddib markii qoraal uu soo saaray kaga dalbaday wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka in laga saaro Dastuurka dalka laga saaro Af-mayga uu tilmaam ay in uu yahay af-guri.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa Shalay u magacaabay Md. Ismaaciil Yuusuf Cus maan, in uu noqdo sii hayaha guddoomiyaha Ak adeemiya da Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed.

Qoraalka uu soo saaray agaasimihii hore Aka demiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Mudane Cabduqaadir Nuur Xuseen Maax ayaa abuuray carro iyo hadal heyn, waxaana si weyn uga hor-yimid qoraalkaasi siyaasiyiinta iyo dadka ku hadla af-mayga.

Guddoomiye Sheekh Aaden Madoo be oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Deyn cafinta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka JFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambaly ee yay Barnaamijka Deyn-cafinta Soom aaliya oo Xalay taariikdu ay tahay 13-December 2023 Soomaaliya laga caf iyay dham maan deyntii lagu lahaa.

Guddoomiye Sheekh Aadan Mad oobe, oo farx ada la wadaagay shacab ka iyo Dowladda Soom aaliyeed ayaa waxaa uu sheegay in marxalado kala duwan ay soo martay in deynta laga cafiyo Soomaaliya, waxaa dadaal bad an u galay Baarl amaanka 11-aad iyo Barlamaannadii kala duwa naa ee dalka soomaray, Madaxweyneyaal iyo R/ Wasaarayaal, waxaana uu xusay in Shalay wixii ka dambeya uu dalka u furmi doono bog cusub

Dabaal dega guusha weyn ee deyn cafinta oo ka socota Madaxtooyada

Xarunta Madaxtooyada gaar ahaan Xafiiska Ra’iisulwasaaraha waxaa Xalay ka lagu qabtay Munaasabadda loogu dabaal-dagayo guusha taarii khiga ah ee Soo maaliya looga cafiyey deynta. Munaasabadda oo si weyn looga soo qe ybgalay waxaa goobjo og ka ah Madaxda dal ka iyo qeybaha bulshada kuwaasoo ku wada fara xsan guulaha is daba jooga ah ee Dowladu gaa reyso.

Bishan gudaheeda waa guushii labaad ee Dowladu gaarto markii 1-dii bishaan Soomaaliya laga qaaday xayi raadii hubka ee saarneyd.

Ra’iisulwasaaraha ayaa lagu wadaa inuu ha dalo ka dhaho dabaal dega xafiiskiisa uu ku qab tay ee deyn cafinta halka madaxweynuhu muuq aal uu soo duubay uu kaga hadlay.

DF ee Soomaaliya oo soo dhaweysay ansix inta qorshaheeda horumarinta amniga

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhaweyneysaa meel marinta iyo taageeridda Qorsheheeda Horumarinta Amniga ee Shirkii Am niga Soomaaliya ee ka dhacay New York Dorra ad, 12-kii Diseembar 2023 , oo uu shir-guddoomin ayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiye en Midowga Afrika, Midowga Yurub, Qat ar, Sacu udiga, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska, Mareykanka, Q/ Midoobay ayaa waxaa ka soo qeyb galay 28 ka mid ah dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya.

Qorshaha Horumarinta Amniga waa himilada Dowladda Federaalka Soom aaliya ee ah lahaa nshaha iyo mas’uuli yadda buuxda ee amniga ka dib sannado badan oo qalalaase uu dalka ku jiray iyo haatan oo ay jirto dib u soo kabasho muuqata. Sidoo kale waa qorshe lagu gaarayo xasillooni siyaasa deed oo ka taaba gasha Soomaaliya. Waxaa ka mid ah in la dhiso ciidamo karti leh, lala xisaabtami karo, la awoo di karo oo daah-furan iyo hay’ado amni si loo xaqiijiyo gaarsiinta iyo joo gtaynta amniga iyadoo lagu hagayo waajibaad ka Soomaaliya sida waafaqsan sharc iga caalamiga ah.

Shirka Amniga ayaa lagu soo hadal qaaday horumarka laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee ay wadaan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa madaniga ee ka ymid shacabka is xilqaamey, taas oo keentay in dib loo ga la wareego argagixisada goobihii muhiimka ah aa ee ay muddo haysteen, isla markaana hoos u dhac uu ku yimid awooddii dhaqaale iyo mid ciid an ee kooxda argagixisada ee Khawaarijta Al Shabab. Waxa ay sidoo shirkan lagu xusay taage erada Ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo dalalka ay ka yimaadeen ciidamada kala duwan ee isugu jira milateriga iyo booliska ee Soomaaliya ka hawlgala.

Ka qaybgalayaashu waxa ay sidoo kale qireen bilawga dadaallada ku wajahan hannaanka dast uuriga ah ee loo dhan yahay iyo doorashooyinka, kororka dakhliga gudaha iyo ku biirita anka Soo maaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaa laha Bariga Afrika. Waxa kale oo ay carrabka ku adkeey een muhiimadda ay leedahay in la joogte eyo dardargelintan socota, waxa yna xaqiijiyeen inay taageerayaan Soomaaliya xasilloon, dimuqra adi ah iyo barwaaqo.

Ansixinta Qorshaha Horumarinta Amniga ayaa ku soo beegmaysa maa lmo uun kadib markii Golaha Ammaan ka ee Qaramada Midoobay uu si aqlabiyad leh ugu codeeyay in xayiraa dda laga saaro hubka ay hela yso dowladda Soomaaliya iyo ciidamad eeda ammaanka, muddo badan 30 sano oo cunaqabateyn lagu soo rogay. Codbixint aas waxay ahayd tilmaan dheeraad ah oo muu jinaysa kalsoonida beesha caalamka ee ku aadd an awoodda Soomaaliya ay u leedahay in ay si buuxda ula wareegto ciidamad eeda iyo hay’ada ha amniga.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaa liya waxay soo dhoweyneysaa ballan-qaadkii saaxiibada caa lamka ee ahaa in ay taageerayaan dadaallade eda amniga, siyaasadda iyo dhaqaala ha iyada oo doonaysa in ay dhisto

Soomaaliya xasilloon oo barwa aqo ah Farma ajo oo ka hadlay talaab ada deynta looga cafiyey Soomaaliya

Madaxweynihii hore ee Somaia Maxamed C/ll aahi Farmaajo ayaa shac abka iyo dowlada So omaaliyeed ugu hambalyeeyey talaabada ay qaad een Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Laca gta adduunka ee IMF oo Shalay si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaali ya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee lagu lahaa sanado badan kadib dadaallo sanado socday iyo shuruudo badan oo Soomaaliya ka soo gudubtay.

War saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen hay’adda lac agta aduunka ee IMF iyo bankiga aduunka, ayaa lagu sheegay in la ansixiyey cafinta deynta lagu leeyahay Soomaa liya, taasoo dhan $4.5 bilyan oo doolar.

Farmaajo Ayaa Soo Saaray Qoraal Uu Arrintan Kaga Hadlay Oo Ku Bilowday Sidan Hoose.

Shacabka iyo dowladda Soomaaliy eed waxa an ugu hambalyeynayaa guusha taariikhiga ah ee ku aaddan dhammeystirka halganka deyn cafinta Soomaaliya oo Shalay uu qiray Sanduuqa Laca gta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka in la gaaray bar-dhammaadkii dayn cafinta.

Shaqaalaha iyo howl-wadeennada qaranka Soomaaliyeed dhammaantood waxaan ku bogaa dinayaa dhabar-adayga ay muujiyeen muddadii uu socday barnaamijka deyn cafinta, aniga oo ku ammaanaya dhaqaale-yahann ada Soomaaliyeed doorka ay ka qaateen in dalkeenna laga cafiyo deymihii caalamiga ahaa.

Qorshaha Qaran ee deyn cafintu, waxa uu ah aa qori isu-dhiib muddo xileedyo kala duwan. Ho ggaamintaydii waxay suurta galisay in aan ku guulaysano bar tilmaameedyadii iyo halbeegyadii ugu badnaa ee la xiriiray hawlaha dayn cafinta; ho ggaanka hadda talada hayana uu dhammaystiray.

Waxaa kale oo barbar socdey kordhinta dakhl iga gudaha, joogtaynta iyo bixinta mushaara adka shaqaalaha rayidka ah iyo ciidamada; dhaq an gelinta Sharciga Maamulka Maaliyadda ee dalka (PFM), hagaajinta Sharciga Iibka Qaranka iyo dib u eegista heshiisyo hore loo galay oo aan waafa jinnay danaha dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Da daalladaas oo aan sanadkii 2020 ku soo gaarnay marxaladda muhiimka ah ee (decision point).

Maadaama dalku uu galayo marxa ladda dha mmaystirka dayn cafinta, waxaa muhiim ah in si taxadar leh loo wajaho heshiiyada dayn qaad as hada cusub oo ah masuuliyad qaran, ayna waajib ku tahay Baarlamaanka in ay si buuxda u kor joogteeyaan, iyadoo lagu saleynayo baahiyaha mashaariicda horumarineed ee dalkeenna.

Sidoo kale, waxaa waajib ah in la xoojiyo han naanka loo maamulayo mashaariicda horuma rinta kaabeyaa sha danta guud si shacabka Soo maali yeed loo gaarsiiyo adeegyo u qalma daynta magacooda lagu soo qaadana yo. Hannaanka loo marayo iibka qaran ka iyo heshiisyada dhaqaale waa in ay noqdaan kuwa daahfuran oo waafaqs an shuruucdeenna.

Ugu danbeyntii, dalku wuxuu wali ku jiraa mar xalad ay nugul yihiin hay’a dihiisa, inkastoo guulo laga gaaray dhanka horumarinta maaliyadda. Sidaas darteed, waxaa hortaalla Xukuuma dda Federaalka Soomaaliya in ay dardargeliso mashaariicda horumarin eed, si loogu jaangooyo baahiyaha shacabka Soomaaliyeed.

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalooyin ka tirsan Galmudug

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Shalay shixnad gar gaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo tuulo yinka ku xeeran oo bilooyin ka hor Khawaarijta laga xoreeyey.

Bulshada ku nool deegaanadaasi ayaa xaalad adag wajahaya madaama Khawaarijta ay ku hay een dhibaato ba’an, waxaana lagu wadaa in gargaa rkaan loo qaybiyo.

Gargaarkaan ayaa gaaraya 40-tan, wuxuuna ka koobanyahay Raashin, Timir, iyo kaalmooyin kale oo dabool aya baahiyaha aasaasiga ay qaba an dadka ku sugan deganadaas.

Q/Midoobay oo ku baaqday xabbad-joojin deg deg ah oo ka hirgasha Qasa

Qaramada ayaa ku baaqay xabbad-joojin ban’ aadannimo oo deg deg ah oo laga dhaqan-geliyo Marinka Gaza, kaddib kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Guud.

Kaddib xaalad bani’aadannimo oo aad u liidata siina qoto-dheeraaneysa oo ka jirta Gaza, ayay 193 xubin oo ka tirsan Golaha Guud ee Qaramada Mido obay ansixiyeen qaraar ku baaqaya xabbad-joojin.

Qaraarka ayaa waxaa haa ugu codeeyay 153 waddan, 23 ayaa ka aamu stay, halka 10 dal ay maya ugu codeeyeen. Wad damada diiday waxaa ka mid ah Israa’iil iyo Mare ykanka oo ku dooday, in xabbad-joojinta ay faa’I ido ku qabto Xamaas.

Qaraarkan ayaanan aheyn mid qasab ka dhig aya xabbad-joojinta, hase yeeshee xambaar san miisaan siyaasa deed oo sawir ka bixinaya aragt ida iyo halka ay dagaalka Gaza ka istaagsan yihi in dowladaha caalamka.

Maamulka Falastiin ayaa soo dhaw eeyay qar aarka kuna boorriyay wadda mada in ay Isra’il ca daadis ku saaraan dhaqangelinta xabbad-joojinta.

Danjiraha Israa’il u fadhiya Qara mada Mido obay, ayaa inti aysan billaa ban u codeynta qa raarka ee Golaha Guud sheegay, in xabbad-joo jinta ay kaliya sii dheereyn doonto dhimasho iyo burbur ka sii dhacda mandiqadda.

Jimcihii ayaa qaraar kan la mid ah oo la horg eeyay Golaha Ammaanka uu ku dhamaaday fa shil, kaddib marki uu Mareykanka codka diidmada qayaxan ku diiday qaraarka, halka 13 ka mid ah 15-ka xubin ee Golaha ay haa ugu codeeyeen. Ingiriiska ayaa ka aam usay.

Tan iyo marki ay Isra’il billowday duqeymaha cirka ah ee Gaza 7-badi bishii Octonber, in ka bad an 18,000 oo ruux oo u badan dumar iyo carruur ayaa lagu dilay Marinka Gaza.

Xamaas oo 7-badi October weera rtay koof urta Isra’il ayaa iyaduna dishay in ka badan 1,200 oo Israa’iiliyiin ah. Sidoo kalana soo afduu batay in ka badan 250 kale.

Somalia oo heshiis Seddex geesood ah la saxiixatay UNSOS iyo ATMIS

Waasiirka Wasaaradda Gaashaa ndhigga Soo maaliya Mudane Cabdiq aadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa magaalada New York ee dalka Mareek anka Soomaaliya ugu saxiixay heshiis saddex geesood ah oo ay wada galayeen DFS, UNSOS iyo ATM IS, kaas oo loogu talagalay taageerada saadka qeyb ka mid ah Ciidamada Amniga Soomaaliya.

Waxaan magaalada New York ee dalka Mare ekanka ku kala saxiixannay heshiis sad dex gees ood ah oo ay ku he shiiyeen UNSOS, ATMIS iyo DFS kaas oo loogu talagalay taageerada saadka qeyb ka mid ah Ciidamada Amniga Soomaaliya”. ayuu yiri wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu Dorraad ku guddoom iyey Shirka Amniga Soomaaliya oo lagu muujiyey muhiimadda ay gobolka u leedahay dowladnima da iyo amniga Soomaaliya.

Shirkan oo ay Soomaaliya soo qaban qaabisay ayna ka qeyb-galayaan 26 dal, Qaramada Midoo bey, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub iyo kan Afrika ayaa Madaxweynuhu waxa uu ku soo bandhigay qorsheya asha hirgelay ee dib u dhiska ciidama da, xoreynta deegaannada ku jira gac anta argagixisada, muhiimadda iskaa shiga amni ga ee heer qaraadade ed iyo heer caalam, bixita anka ciidam ada ATMIS iyo xasilinta siyaasadeed ee Soomaaliya.

Baarlamaanka Iyo Mucaaradka Puntl and Oo Ka Soo Horjeestay Guddiga Xallinta Khilaafaadka

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabd irashiid Yuusuf Jibriil iyo Muc aaradka Puntland ayaa ka soo horje estay guddiga xallinta Khilaafa adka doorashada ee uu magacaabay Madaxwe yne Deni.

Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa bay zaan kooban oo soo saaray waxa uu ku shee gay in Mada xweyne Deni aysan ahayn kuwa qaban kara doorasho hufan oo dhammaan dhinac yadu ku kalsoonaan karaan.

"Waxaan caddaynaynaa in guddig aasi aanu jid aynayn doorasho hufan oo ay ku kalsoonaan kar aan musharrixiinta tartamaya” ayaa lagu yiri bay aanka. Sidoo kale Mucaaradka Puntland ayaa ku gacan sayaray guddi uu magacaa bay madaxwey naha maamul goboleed kaas kaasoo loo xil saa ray ‘ansixinta iyo xallinta khilaafaadka golaha waki illada’.

Faarax Cali Shire oo ka tirsan mucaa radka ayaa sheegay in ay u arkaan guddigaas mid aan dhex dhexaad ahayn, oo aan la marin shuruudihii lagu soo xuli lahaa.

Wuxuu Faarax Cali Shire intaa ku daray in aan la marin nidaamkii lagu soo xuli lahaa xubnahaas ee ay ahayd in madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlama anka ay ka wada tashadaan.Xubnaha guddigaas waxay isugu jiraan dad siyaasiyiin ah iyo kuwo aan siyaasadda ku jirin.



Deyn Cafinta Soomaaliya: Waa Mid Horseed U Ah Dib U Soo Nooleynta Dhaqaalaha


Shalay waxay Soomaaliya u tahay marxalad taariikhi ah iyadoo dalku uu u dabaaldegayo hor umar weyn oo dhanka dhaqaalaha ah. Soomaa liya oo lagu leeyahay deyn kor u dhaafeysa 5.5 bil yan oo dollar, ayaa waxay billowday safar is bed del ah, iyadoo sagootisay 90% deynta culus ee lagu leeyahay.

Deymahan qaaliga ah ee la ga cafiyay, laga bilaabo Shalay oo Diisa mbar 13, 2023, waxa ay muujinaysaa fursado badan oo Soomaaliya u hors eedaya xilli cusub oo korriin iyo barw aaqo ah.

Socdaalkii Soomaaliya ee ku aadd anaa deyn cafinta waxa uu ku guu leystaywadashaqeynta ha y’adaha caal amiga ah kadib markii ay Soomaal iya buuxisay shuruudo gaar ah oo deymo cafinta ah. Wadasha qeynta asi waxay soo bandhigtay ra jo soo ifbaxa iyadoo ay jirtay duruufaha dhaqa ale iyo amni oo aad u darnaa ooqar anka heysatay.

Ka dib markii ay Soomaaliya ka gudubtay shur uudaha deymaha qaarko od, waxaa soo baxay dadaallo iskaashi oo u dhexeeya dowladda iyo ha y’adaha caalamiga ah. Waxaa cajiib ah in dhowr dowladood oo ay ku jiraan Ruushka, Norway, iyo Sacuudiga ay cafiyeen qeyb ka mid ah deynta So oma aliya intaanba la gaarin dhamadka barnaa mijka deyncafinta.

Horumarkan la taaban karo ayaa keenay in guud ahaan deymaha lagu leeyahay qaranka ay hoos u dhacaan iyadoo ay ahayd $5.5 bilyan oo doolar ilaa $4.4 bilyan, taasoo soo bandhigtay rajada weyn oo ku aaddan raadinta adag ee Soo maaliya u gaashayxasillo onida dhaqaale.

Hoos u dhigista qarashaadka dowl ada, in kas ta oo la ammaano, waxay hoosta ka xariiqay saa kakanaanta iyo adkaysiga loo baahan yahay si loo maro shabakada adag ee dadaallada deyn cafinta.

Dadaalka hay’adaha dowlada Soom aaliya ee sanadihii la soo dhaafay waxay muujineysaa horu marka laga gaaray dhimista deymaha iyadoo loo marayo wadashaqeyn dhexmarta Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah, taasoo muujineysa dala lkii cafiyay qaybo ka mid ah deymaha lagu lahaa Soomaaliya, iyadoo xoogga la saarayo hoos u dhaca culeyska guud ee deym aha.

Isbedelka Habboon ee Horumarinta Dhaqaalaha

Gaaritaanka Barta Dhamaystirka HIPC waxay muujinaysaa marxalad muhiim ah oo Soomaaliya u dhalatay. Marka deynta laga cafiyo dal waxa ti maaddaa ballan-qaadyo iyo rajo weyn dhanka ho rumarinta dhaqaalaha iyo bulshada, kor u qaadida heerka uu dalku ka taagan yahay masraxa caala miga ah. Si kastaba ha ahaatee, caqabadu waxay ku jirtaa hirgelinta istaraatiijiyad adag oo looga hortagayo in Soomaaliya ay ku soo noqoto liiska Wadamadda Faqiirka ah ee Deyn badan lagu leeyahay (HIPC) mustaqbalka.

Furitaanka Khayraadka Horumarka Dhaqaale-Bulsheedka

Deymaha faraha badan ee laga cafiyay dalka waxa ay Soomaaliya siinaysaa dariiq dhaqaale oo cusub si ay mustaqbalkeeda u qorsheysato. Laga bilaabo marka deynta la cafiyo, dowlada waxay heli kartaa miisaaniy adloo qoondeeyo horumari nta bulsho iyo dhaqaale ee muhiimka ah waxay noqon kartaa mid si weyn loo gaari karo. Maalge lintan ayaa noqonaysa tiir-dhexaadka wax ka qabashada arrim aha muhiimka ah iyo horuma rinta hor umarka qaranka oo dhan.

soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah

Ka bixista liiska HIPC ee dalka Soo maaliya waxay keenaysaa jawi macquul ah. Maqaamkan cusubi ma beddelayo oo keliya aragtida caalamku ka qabo faqriga Soomaaliya, balse waxa kale oo uu qaranka ka dhigayaa meel soo jiidasho leh oo maalgashi shisheeye oo toos ah hela. Cafinta de ymaha ayaa horseed u noqota in dib loo qaabe eyo aragtida caalamka ee xasiloonida dhaqaale ee Soomaaliya.

Helitaanka Suuqyada Caalamiga ah iyo Maalgelinta

Ku soo noqoshada Soomaaliya ee suuqyada maaliyadeed ee caalamiga ah waxay albaabada u furaysaa maal-gashi gudaha iyo maal-gashi caalami ah taasoo ka qeyb qaadan doonto dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha, kobcinta horum arinta warshadaha, iyo ka faa’iidaysiga ilaha tam arta. Muhiimad ahaan, tani waxay siinaysaa furs ad dahabi ah oo shaqo abuur ah.

Xoojinta Nidaamyada Maaliyadda iyo Maamulka

Intii lagu guda jiray socdaalka deyn cafinta, Nidaamka Maareynta Maaliyadda Guud ee Soom aaliya iyo Nidaamka Maareynta Kharashaadka Isku-dhafka ah ee Maaliyadda ayaa ku socday horumarro la taaban karo. Waxaa xusid mudan, kororka dakhliga gudaha — laga soo bilaabo $69 milyan sanadkii 2013 ilaa $345 milyan, 2022, koro kaan waxay muujineysaa dadaalkii iyo tilaabooyi nka lagu xoojinayay dakhliga dowladda.

Samaynta Xiriirka Caalamiga ah iyo Mas’uuliyadda Maaliyadeed

Rajada deyn cafinta kaliya ma kobci nayso xulafada wadamada deris ka ah, ururadagobolka, iyo bulshada caalam ka laakiin sidoo kale waxay u adeegtaa sidii tilmaan hagaya siyaasadaha maa liyadeed iyo maamulka xilkasnimada leh ee gud aha balseXidhiidhadani wax ay laf-dhabar u yihiin kobcinta jawi ku habboon ganacsiga, maalgash iga, iyo kobaca waara.

Iyadoo Soomaaliya ay ka soo baxa yso hoos kii deynta, qaranku wuxuu u taagan yahay heerkii kobac aan la qiyaasi karin. Cafinta dayntu waa baaq qayaxan oo loogu baaqayo Soomaaliya inay dib u qeexdo aayaheeda, iyadoo u ballan qaada ysa mustaqbalka horumar, xasillooni, iyo fursado cusub oo ay helayaan dadkeeda adkaysiga leh.

Gabagabo

Safarka Soomaaliya ee ku aaddan deyn cafinta wuxuu daliil u yahay adkeysiga iyo go’aannada ay ummaddu u leedahay inay ka gudubto caqab ad aha dhaqaale ee xooggan. Guu sha la yaabka leh ee Shalay la gaarayo oo 90% laga tirtiray 5 bilyan oo dayn ah oo lagu lahaa—waxay muuj ineysaa bog cusub oo taariikhda Soomaaliya u fur may, kaasoo ay ka buuxaan ballan iyo fursad.

Maaddaama uu waddanku qaatay xorayntan cusub ee dhaqaale ee la helay, dariiqa soo soc daa waxa uu xambaarsan yahay rajada horum arka dhaqan-dhaqaale, horumarinta kaaba yaa sha dhaqaalaha, iyo is-dhexgalka caalamiga ah. Si kastaba ha ahaatee, inta lagu guda jiro guul ahan ayaa waxaa jira marxalad xasaasi ah oo u baahan aragti fog, dadaal, iyo maamul caqli-gal ah si loo xaqiijiyo jihada waarta ee barwaaqada.

Si looga hortago in Soomaaliya ay dib ugu noqoto liiska HIPC, waxaa lama huraan ah in la hirgeliyo habab adag oo xoojinaya adkeysiga maa liyadda qaranka iyo qaabdhisme edka dowla dnim ada. Xoojinta hay’adaha, wanaajinta dakhli-abuurka, kor u qaadida mas’uuliyadda maaliyade ed, iyo maaraynta deymaha oo taxaddar leh ayaa muhiim u ah xoojinta guulaha laga gaaray cafinta deynta.

Awood-siinta hay’adaha dalka si ay u horum ariyaan maamul hufan, isla xisaabtan, iyo xilkasn imo ayaa muhiim ah. Qorshaynta istiraatijiyadeed, ka faa’iidaysiga wax ku oolka ah ee aga bka, iyo qoondaynta sharciga ah ee Miisaanidda dhaqaala ha ee qaybaha muhiimka ah-sida daryeelka caafi maad ka, waxbarashada, iyo kaabayaasha—ayaa xoojin doona safarka Soomaaliya ee ku wajahan horumar waara.

Intaa waxaa dheer, kobcinta dhaqalaha kala-duwanaanshaha, kobcinta hal-abuurka ganacs iga, iyo abuurista fursado shaqo, gaar ahaan haw eenka iyo dhalinyarada, waxay gacan ka geysan doontaa sugidda dhaqaalaha mustaqbalka ee Soomaaliya. Waa in la joogteeyo dadaallada iska ashiga ah ee lala yeelanayo saaxiibada caalam ka, dowladaha deriska ah, iyo hay’adaha maali yadeed ee caalamiga ah si loo taageero dadaall ada Soomaaliya ee ku aaddan kobaca iyo xasill oonida.

Nuxur ahaan, in Soomaaliya ay gaartey deyn cafinta ma ahan oo keliya guul muhiim ah; waa baaq qeylo dhaan ah oo ku saabsan tillaabooyin firfircoon oo ilaalinaya soo noqoshada Soomaa liya ee saaxada caalamka. Iyadoo la xoojinayo guulaha la gaarey, lana hiigsado dariiq dowladni mo oo mas’uul ah iyo taxaddar maaliyadeed ku dheehantaahy, Soomaaliya waxay dejin kartaa waddo loo maro barwaaqo waarta iyo in la hubiyo in hadhkii dayntu aysan dib dambe u soo gelin qaranka.

Dr. Cali Yassin Wardheere udoomiye ku-xigeenka Bankiga dhaxe

Hoggaamiyaha SSC: Dowladda Ingiriiska wax ay si bareer ah uga hortimid jiritaankeenna

Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye ayaa shee gay in dowladda Ingi riiska ay si cad ugu bareertay inay kasoo horjeed aan jiritaanka SSC- Khaatu mo. hoggaamiyaha SSC wa xa uu sheegay in dowladda Ingiriiska aanay marnaba hor istaagi karin qaddiyadda SSC, ayna leeyihiin aw ood ay ku difaa caan jiritaanka masiirkooda.

"Doorka Dawladda Ingiriiska ay ka leedahay arimaha SSC waa mid kasoo horjeeda qadiyadde enna. Way noo bareereen oo ay noo sheegeen inaan ay ogoleyn SSC Jiritaankeeda , Waxa anu leennahay inta aanan idinku khas bin inaad diyaar adihiina soo kicisaan, ka Jooga waxaad waddaan, lama Joogo xilligii 1921 , Waanu ka xoog badannahay xilligaa,” ayuu yiri Firdhiye.

Lama oga sababta dowladda Ingiri iska ugasoo horjeeddo qaddiyadda SSC- Khaatumo. Waxaase jira xogo ku saabsan in dowladda Ingiri iska aan ay doonayn in xuduudkii waqo oyi ee ay jeexday aan laga samayn karin maamul kale.

Si kastaba ha ahaatee, dowladda Soomaaliya ayaa SSC- Khaatumo u aqoonsan maamul kmg ah oo hoostagaya dowladda federaalka.


Danjire Warfaa oo xafiiskiisa ku qaabilay Saf iirada Maraykanka iyo Boortaqiiska ee Ethi opia

Danjiraha JFS Md. Cabdullaahi Maxa med Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaarad da JFS ee Ethi opia ku qaabilay dhig giisa Dawladda Maraykanka ee Ethio pia Md.Ervin Massinga, waxaana lab ada danjire kulankooda ku weheliyay Wakiilka Dawla dda arayanka ee Midowga Africa Ambassador Mikail Cleverley, iyagoo dood miro dhal ah ka ye eshay guushii taariikhiga ahayd ee JFS ay dhowa an ka gaartay qaadista cunaqabatayntii hubka oo sanado badan saarnayd Soomaaliya iyo sidoo kale shirka amniga Soomaal iya ee ka socda Wa shington.

Kulankan waxaa sidoo kale looga wada hadlay arrimaha dayn cafinta oo heer gebo-gebo ah mar aya, waxaana Dawladda Maraykanku ay si rasmi u sheegtay inay si buuxda u garab taagan tahay JFS.

Docda kale, Danjire Warfaa ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yee shay Safiirka Jamhuuriy adda Boort aqii ska ee Ethiopia Luisa Fragoso, waxay na ka wada hadleen horumarka ay Sooma aliya ka gaartay arrimaha cun a-qabataynta hubka iyo dayn cafinta, iyagoo isla gartay xoojinta xiriirka laba da dal.

Sidoo kale, Danjire Warfaa ayaa xafiiskiisa ku soo dhoweeyey hay’adda caalamiga ah ee SOA WR oo kamid ah hay’adaha u dooda xuquuqda aadan aha gaar ahaan xuquuqda haweenka, iya goo bogaadiyay guulaha waaweyn ee ay Soom aaliya ku tallaabsatay, wax ayna caddeeyeen inay Soomaaliya kala shaqayn doonaan horumarinta xuquuq da aadanaha.

Meydadka Muwaadiniin Soomaaliye ed oo laga helay Guri kuyaalla dalka Mareykanka

Meydadka laba Dhalinyaro Soom aali ah ayaa laga helay Guri ay degan aayeen oo kuyaalla Gob olka Ohaaya ee dalka Mareykanka, halka mid kale uu kujiray xaalad halis ah.

Dhalinyaradaan ayaa waxaa la shee gay inay isticmaaleen waxyaabaha maanka dooriya oo halis ah, taas oo keentay inay lab kamid ah dhintaan oo Wiil iyo Gabar ah halka mid kalena isbitaalka loola cararo.

Ciidamo katirsan Booliska Mareyk anka oo teg ay Guriga ay deganaayeen Dhalinyaradaan ay aa sheegay inay wadaan baaritaano dheeri ah oo ku saabsan waxa sababay geerida labada dhalinyar ada ah, isla markaana natiijada kasoo baxda ay soo bandhigi doonaan.

Dhacdooyinka noocan ah ayaa sa nad walba soo wajaha dhalinyaro badd an oo Soomaali ah gobolka OOhaaya ee dalka Mareykanka kunoo,kuwaas oo in badan oo ka mid ah la kulmaan dhi baatooyinka Dhimirka, xanuunada Maskaxda, isk u dhexyaac, raadinta si joogtaa in ay daroogo u helaan, Dhima sho iyo waxyaabo kale.

Sanadkani waa kii ugu darnaa oo Dadka kuno ol Gobolka Ohaaya ee dalka Mareykanka ay la ku miyaan ku dhawaad 20 labaatan dhalinyaraa ari mo la xariiro daroogada iyo Hubka lagu soo qab tay, kuwaas oo ku xiran xabsiyada Mareykanka.

Safaaradda Somaaliya ee dalka Mareykanka ayaan weli ka hadlin dhac dadaan sababtay dhi mashada labada dhalinyarada Soomaalida ah, iya da oo falalkaan ay yihiin kuwo ay mararka qaar la kulmaan Soomaalida.

Israel oo qiratay askartii ugu badn eyd ee hal maalin looga dilay dagaa lka Gaza

Sagaal askari oo Israa’iili ah ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay waqooyiga Gaza sida ay shee geen ciidamada Israa’iil, taasoo sare u qaaday tirada dhimashada todd obo qof oo hore loo she egay. Ilaa hadda lama oga sida ay wax u dhac een dhacdadan oo aska rta lagu dilay uu ku jiro Taliye Guuto.

Waa mid ka mid ah khasaaraha ugu badan ee nafeed ee hal dhacdo oo soo gaara ciidamada Israel tan iyo markii ay duulaanka dhulka ah ku qaadeen Qaza sida ay sheegteen.

Israel waxay magacawday laba ka mid ah dhi mashada saraakiisha kuwaa soo kala ah Kornayl Yitzhak Ben Bassat, 44, iyo Sergeant Eran Aloni, 19.

Tirada guud ee ciidamada Israa’iil ee lagu dilay dagaalka Gaza ayaa hadda mareysa 115 sida ay sheegtay Israel, hase ahaatee warbaahinta Israel iyo khubarada milateriga ayaa aaminsan in Khasa araha soo gaaray Yuhuuda uu intaas aad uga badan yahay.

Ugu yaraan 18,412 qof oo shacab ah ayaa la gu dilay Gaza intii lagu jiray weerarrada Israa’iil tan iyo 7-dii Oktoo bar sida ay sheegtay wasaara dda caafimaadka Falastiin.

Milkiile Garoon Ku Dhax Feeray Garsoore Ka dib Markii Kooxdiisa Gool Laga Dhaliyay

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa dhacdo aad loola yaabay oo ka dhax dhac day garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo kuyaa lla dalka Turkiga, kaddib markii milmiile carreys an uu feeray gars oore . Milkiilaha ko oxda heerka kooba ad ee horyaalka Tur kiga ka ciyaarta ee Ank aragucu ayaa garoonka soo galay Isniintii isaga oo carreysan markii koo xdiisa gool bar baro ah la ga dhaliyay, waxa uuna feer madaxa uga dhuftay garsoorihii ciyaarta.

Faruk Koca ayaa si deg deg ah garoonka ugu soo orday markii koox diisa gool wadnaha jaray la ga dhaliyay daqiiqadii 97-aad, waxa uuna si toos ah u abaaray garsoorihii ciyaarta hayay kaa uu dur ba feer ku bilaabay.

Guddoomiyaha FA-ga Turkiga Mehmet Buyu keks ayaa shaaciyay in la hakiyay dhammaan ciy aaraha horyaa lka Turkiga, waxa uuna xusay in ay soc daan baaritaano lagu sameen ayo weerar ka uu milkiilaha kooxda Ankara gucu u geestay garsooraha.

"Ciyaarihii horyaallada oo dhan dib ayaa loo dhi gay ilaa muddo aan la cayimin .Weerarkan waxa uu ceeb u yahay kubadda cagta Turkiga” ayuu yiri madaxa ugu sareeya horyaalka kuba dda cagta ee Turkiga. Madaxweynaha Fifa Gianni Infantino ayaa weer arja garsooraha loogu geestay gudaha Turkiga ku tilmaamay mid aan la aqbali karin, waxa uuna ca ddeeyay in rabshadaha boos ku laheyn ciyaaraha iyo bulshada dhaxdo oda.

SHUKUMAAN KAAMIROOYIN QARSOON LAGU DHEX QARIYAY OO SUUQA LAGU IIBINAYO

KAAMIROOYINKA LAGU DHEX QARIYO DHARKA

Qoraalka sawirka,Kaamirooyinka lagu dhex qariyo dharka Kaamirooyin lagu dhax qariyay dharka sida shukumanka qubeeyska oo kale ayaa lagu iibaya suuqada Ama zon,in kasta oo shirkadda arrintan horey lagu dacweeyay. BBC-da ayaa argtay shukumaan lagu dhajiyay kaamiro, waana arrin ay si weyn walaac uga muujiyeen dadw eynaha. Garsoore Maraykan ah ayaa dhaw aan go'aamiyay in shirkadda Amazon ay wajihi doonto kiis ay keen tay hawe eney ku eedaysay in laga duu bay muq aal iyada oo musqusha ku jirta iyada oo la adeegsanayo kaamiro ku xiran dhar laga soo iibsaday Amazon.

Khabiirrada xogta ayaa sheegay in si xun u adeegsiga aaladahaas ay jabin karto sharciyada Ingiriiska. Shirkadda Amazon ayaa diidday inay ka hadasho arrinta lagu soo eedee yay.

Dacwaddaan waxaa shirkadda ku soo oogay haweeney atariisho ah sidoo kalena dhigta mid ka mid ah jaamacad aha dalka Mareykanka.

Waxay ku eedaysay shirkadda in iyada oo ku sugan guri ku yaal galbee dka gobolka Virginia si qarsoodi ah looga duubay muqaal iyada oo la ad eegsanayo kaamirada loo soo ekeysiiyay shu kumaanka, taas oo ay sheegtay in ay kasoo iibsatay shirkadda Amazon.

Nin lagu eedeeyay inuu mas'uul ka ahaa falk an ayaa hadda maxkamad Wajahaya.

Haweenayda oo aan magaceeda la shaacin ayaa doonaysa in shirkadda Amazon laga siiyo magdhow ciqaab ah maaddaama ay xadgudub ay ku same eysay sharfteeda.Amazon waxay dhaw aan isku day day in kiiska maxkamadda laga jooj iyo iyadoo ku doodeysa in aysan mas'uul ka aha yn sida kaamirada loo isticm aalay.

Baaritaanka BBC-da ee kaamiro oyinka qarsoon ee Amazon iibiso

Amazon

Qoraalka sawirka, Amazon BBC-da ayaa baartay in kaamiro oyin noocaan oo kale ah oo dharka iyo alaabaha kale lagu qariyay ay shirk addu iibiso, waxaana ay ogaatay in ay jiraan liiska al aabaha kaamirooyin lagu qariyay. Wax aa kale oo ay argt ay kaamiro oyin kale oo Amazon ay samey say oo loogu talagalay in lagu xiro musqulaha iyo sariirta qolka jiifka dhiniciisa.

Kaamirooyinka oo dhan ayaa ah kuwo aysan

macaamiisha shirkadda ku bararugsan, sidoo kale waxaa jira kuwa kale oo shirkaddu iibiso oo lagu dhax qariyay saacadaha, jaajarrada talefoon nada ama USB-ga.

Waxaa jira kuwa kale oo ku dhax qorsoon talefoonnada kuwaas shirkad du ku sheegtay in ay dadka isticmaala u sheegayaan in "lammaan aha aan daacadda ahayn" iyo in kale.

Jaya Handa, oo ah khabiir xoggta oo ka tirsan ha’yadda sharciga ee Pins ent Masons, ayaa u sheegtay BBC-da in Amazon ay ku xadgubayso xogta gaarka ah ee dadka taas oo ay ka dhalan karto ciqaab sharci haddii lagu dacweeyo hay'ad da garsoorka ee awoodda u leh in tallaabo laga qaado.

Gina Martin oo ah qof u dooda xaquudda hawe enka iyo gabdhaha ayaa sheegtay in sharcigaan dadka ugu badan ee dhibbanah u ah ay yihiin du marka loona baahan yahay in meel fog laga istaago.Kaamirooyinka qarsoon ayaa ah kuwa sharci in la iibiyo, waxaana laga iibsan dukaama da iyo online-ka intaba.XIGASHO:-BBC



MUXUU YAHAY XANUUNKA LOO AD EEGSAN KARO HUBKA EE LOOGA BAQAYO INUU KU SOO LAABTO SOOMAALIYA?


Xoolaha Soomaaliya Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in shan wad dan oo ku yaalla bariga iyo koonfurta Afrika uu ka dillaacay cudurka baktee riyada ay keento ee kudka ay Sooma alidu u taqaanno.

Waxay sheegtay in in ka badan 1,100 kiis oo looga shakisan yahay cud urkan laga xaqiijiyey waddamad aan.

Sidoo kale 20 kiis oo dhimasho ah oo cudurkaan lala xiriirinayo ayaa laga diiwaan geliyey dalalka Kenya, Malawi, Uganda, Zambia iyo Zimbabwe.

Dalka Zambia ayaa ah waddanka ugu badan ee cudurku uu ka dillaacay, iyada oo sagaal ka mid ah 10-ka gobol ee uu ka kooban yahay dalkaasi laga diwaan galiyay cudurka.

Laga soo bilaabo 20kii Nofembar, Zambia waxay soo sheegtay in 684 kiis oo laga shakisan yahay, cudurka dalka laga diwaan galiyay, sida laga soo xigtay Ha’yadda Caafimaadka Add uunka.

Muxuu yahay cudurka kudka? Xoolaha Soomaaliya

Cudurka ay Soomaalidu u taqaan kudka waa mid ka mid ah cudurrada ugu khatarta iyo saamaynta badan ee galaafta nolosha dadka iyo xoolahaba.

Dr. Axmed Cabdullaahi Shukri oo khabiir xannaanada xoolaha ah oo BBC-da u warramay ayaa sheegay in xanuunka uu yahay mid halis ah oo aad ugu dhici jiray xoolaha balse 35-tii sano ee lasooo dhaafay aan lagu arkin guud ahan deegaannada Soomaalidu ay dagto.

"Xanuunka waa mid halis oo ku dhaca xoolaha oo dhan laakiin geela ayuu u badan yahay, 24 saac ama 48 saac ayuu ku dili karaa neefka,” ayuu yiri Dr. Axmed Cabdullaahi.

Waxaa uu sheegay in xanuunka uusan ahayn mid si sahlan loo garan karo taas oo keenta badanaa in isaga oo la aqoonsan uu dilo xoolaha.

"Waayihii hore xanuunka aad ayaa looga taxadari jiray laakiin hadda in muddo ah lama arkin waxaan dhacad ayada oo aan la garan in uu neefka dilo”.

Walaaca hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayuu sheegay in uu yahay mid sax ah, maaddaama cudur ka kudka uu yahay mid si dhaqso ah u faafa ayna suurtagal tahay in Soom aaliya uu soo gaaro taas oo khatar weyn haddii aan lagu xaddidin dalalka hadda lagu arkay.

"Cudurkaan sida dabayasha oo kale ayuu u socdaa, dadka Soomaliyeedna waa kuwa reer guuraa ah oo haddba meel daga marka halistu waa jirtaa waana cabsi soo korortay”.

Dr. Axmed Cabdullaahi Shukri waxaa uu sheegay in xanuunka dhawaan ka dillaacay qaar ka mid ah deegaannada Soomaalidu ay dagto oo ay ka mid yihiin Dowlad Deeganka Soomaalida, Galmudug iyo Hiiraan isla markaana dilay xoolo fara baban uusan ahayn kan, marka la fiiriyo calamadaha lagu arkay.

"Cudur aan wali la baarin oo Baladweyne, Dowladda Deegaanka iyo Galmudug xoolo badan ku dilay kaas asaga ma ahan sida ay muujinayaan calaamadahu, laakiin markii hore waa loo maleeyay”.

Dadka ma ku dhici karaa cudurka Kudka?

Xoolaha Soomaaliya Cudurkan ayaa asalkiisa ka yimid magaca anthrakis, oo ah eray Giriig ah oo dhuxusha loo yaqaanno, sababtoo ah wuxuu sababi karaa maqaarka oo madoobaada.

Cudurkaan ayuu Dr Axmed tilmaa may in si la mid ah sida xoolaha uu ugu dhaco dadkana ugu dhico karo oo la kala qaado.

Marka ay dadku toos ula macaamil aan xoolaha xanuunsan amaba ay cunaan hilibkooda ama cabaan caan ahooda.

"Waxaa cudurkaan uu ka mid yahay cudurro badan oo dadka iyo xoo laha ay kala qaadaan marka sida uu xoolaha dhaqso u dilo ayuu dadkana u dila karaa" ayuu yir Dr Axmed. Waxaa sababa bakteeriyada Bacil lus anthracis, wuxuu sanado ku qarso omi karaa ciidda kahor inta uusan ku dhicin xoolaha isagoo galaya dhaaw aca amaba meel ka jeexan jirka xoolaha.

Sidee cudurkan loo kala qaaadi karaa?

Kudka

Taabashada tooska ah ee bukaanka cudurka qaba oo la taabto, ayaa ka mid ah sida loo kala qaado.

Hawo qaadashada oo ay kuu soo raa cdo bakteeriyada ka dibna aad ka liqdo sanka ama afka hawo wasakha ysan.

Quudashada hilibka bukaan cudurkani hayo

Taabashada carrada wasakhaysan ee hore bakhti ama hadhaa xoolo uu cudurkani dilay loogu aasay ama loo dhigay.

Dadka ugu badan ee cudurkani qaadi karaa waa dhakhaatiirta ama kaaliyayaasha caafimaadka xoolaha iyo shaqaalaha hiliblayda ah sida uu sheegay Dr Axmed Cabdullahi .

Dr Axmed Cabdullaahi waxaa uu sheegay in cudurkaan la daaweeyn karo balse ay mararka qaar dhacdo ayada oo aan la ogaan uu dilo xoolaha.

Waa maxay saddexda calaamadood ee kudka?

Kudka wuxuu dadka ama xoolaha ugu dhacaa saddex qaab, sida ay sheegtay WHO:

Kudka maqaarka: caabuqa ayaa gala halka dhaawaca ka ah xoolaha - waa nooca ugu badan uguna halista yar. Wuxuu ku billowdaa nabro jirka ka soo baxa, xanuun la'aan ah oo bar madow yeesha. Dadka qaar ayaa kadib waxay la kulmaan madax xanuun, murqo xanuun, qandho iyo mantag

Kudka caloosha: Noocan ayaa sababa calaamado hore oo la mid ah sumowga cuntada, balse wuxuu keeni karaa xanuun ba'an oo caloosha ah, mantag dhiig ah amaba shuban daran

Kudka limooniyada: Kani waa nooca ugu khatarsan wuxuuna marka hore u ekyahay sida hargabka, balse wuxuu keeni karaa dhibaatooyin ba'an oo neefsashada ah

Sidee kudka loogu beddeli karaa hub? Kudka

Waa suurtogal in kudka loo beddelo hub iyadoo bakteeriyada kudka si fudud looga heli karo dhulka, lagu sameyn karo sheybaar, uuna muddo dheer kusii jiri karo deegaanka.

Waxayna u baahan tahay qalab casri ah, iyo bakteeriyo asal ahaan ka timid kudka oo howsha lagu sii bilaabo.

Waxaa la sii deyn karaa iyadoo cidna aysan ka war helin. Bakteeriyada il ma qabatada ah ayaa lagu dari karaa budo, waxyaabaha la buufiyo, cunnada iyo biyaha, waana adag tahay in la arko, la uriyo ama la dhadhamiyo.

Waxaa xusid mudan weerarkii 2001, markaas oo kudka lagu weeraray siyaasiyiin Mareykan ah iyo xafiisyo warbaahin maalmo yar kadib weerarradii 11 September.XIGASHO:-BBC

Madaxweyne Joe Biden oo si kulul u dhaleeceeyay Hoggaanka maamulka Israa’iil

Madaxweynaha dowladda Mareyk anka Joe Biden ayaa si kulul u dhaleec eeyay hab dhaqanka hoggaanka sare ee maamulka Israa’iil, xilli ay sii kordh ayaan gumaadka ciidamada Israa’iil u geesanayaan shacabka Israa’iil.

Joe Biden ayaa sheegay in hoggaa nka sare ee Israa’iil ay luminayaan taageerada caalamiga ah, waxa uuna sheegay in sida ay hadda wax uga socdaan magaalada Gaza ay yihiin si aan loo baahneyn.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa dhaleecayntiisa sal uga dhigay duqe ymaha aan loo meel dayin ee diyaarad aha Israa’iil ka gaysanayaan magaala da Qaza, duqeymahaasi ayaa galaaftay nolosha kumanaan shacab Falastiini yiin ah.

Dhaleeceynta madaxweynaha Mare ykanka u jeediyay hoggaanka Israa’iil ayaa imaanaya xilli Mareykanka uu ka mid ahaa dhowr dowladood oo diiday in xabbad-joojin deg deg ah laga hirgaliyo magaalada Gaza.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip