HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA DICEMBAR 2023-KA

0
Wednesday December 13, 2023 - 08:19:09 in Wararka by
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 13-KA DICEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Shir Looga Hadlayo Amniga Sooma aiya Oo Ka Furmay New York

MadaxweynahaJ FS Md.S Xasan Sheekh Max amuud oo shir guddoo minayo shirka Amniga So omaaliya oo goor-dhow ka furmay xarunta Qaram ada Midoobay ee magaalada New York, isagoo halkaas ka jeediyay khudb ad dhinacyo badan taa baneysa oo ku saabsan xaaladda amniga Soom aaliya iyo ka bixitaanka ATMIS ee Sooma aliya.

Madasha waxaa ku sugan dalalka, Maraykan ka, Ingiriiska, Turkiga, Qatar, Imaaraatka, Sucuu diga, Shiinaha, Jabb aan, Hindiya, Itoobiya, Jabu uti, Ugan da, Burundi, Talyaaniga, Jarmal ka, Far ansiiska, Sweden, Netherlands, Finl and, Spain, Norway, Midowyada Car abta, Midowga Afrika iyo midowga Yurub.

Madaxweyne Xasan Sheekh waa uu sheegay in dowladdu qorshaysay ma shruuc ballaaran oo adeegyada dowla dda lagu gaarsiinayo deega anada baax adda leh ee dhawaan laga xoreeyey maleeshiyaadka argagixisada ah ee Khawarijta, sida adeegyada caafimaad ka, waxbarashada iyo adeegyada kale ee dowladda.

Iyada oo laga duulayo baahiyada waxbarasho ee dalka ka jira ayuu shee gay madaxweyne Xas an Sheekh in dowladdu ay shaqo galisay 3-kun oo macalin, lana doonayo in la gaarsiiyo ilaa 10-kun oo macalin, si ilmo walba oo da’da Iskuulka gaaray waxbarasho loo siiyo.

Madaxweynaha ayaa xusay in dhawrkii sano ee ugu dambeeyey ay dhismayeen ciidamada So omaaliyeed, haatana ay soo gaareen waqti kal sooni lagu qabo inay la wareegaan amma anka dalka, isagoo u mahadceliyey hawlgalka midowga Afika oo sanado badan Soomaaliya ka caawinay ey dhin aca amniga, haatana isku diyaarinaya ina la soo gabangabeeyo.

R/wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulanka 2-aad ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbadalka Soomaaliya

R/wasaaraha XJFS Md.Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii 2-aad ee golaha hanna anka Casriyey nta iyo Isbeddelka Soomaaliya ay aa sheegay in xukuuma dda Danqaran ay ka go’an tahay hirgelinta isbeddel muuqda oo saameeya han naanka shaqo iyo waxqa bad ee nidaamka dowladn imada casriga ah ee Soomaaliya.

Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen khub aro ka kala socday xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo 15-wasaaradood, kuw aas oo dhowaan u tagay dalka Malay sia barnaamijka casriyeynta dowladni ma da iyo isbeddelka Soom aaliya ayaa Ra’iisul Wa

saaruhu ku boggaadiyay dadaalka ay geliyeen qorshahan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay tallaabooyin ka xiga ee barnaamijka oo ku saabsan jiheynta shaqooyinka xuku umadda u yaalla kuwaa oo ku saleysan halbeegyo la cabiri karo iyo qiimeynta waxqabadkii Wasaaradaha ee 2022-2023.

Sidoo kale Ra’iisul wasaaruhu wuxuu faray gol aha in laga shaqeeyo hababka cusub ee lagula soconayo waxqabadka wasaaradaha iyadoo la isticmaalayo mareeg danabaysan iyo furitaanka xar unta dhexe ee lagu curin doono barna amijy ada hortabinta u leh horumarinta Qaranka oo ay ka hawlgali doonaan Khubaro kala duwan oo dowladda ka tirsan.

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Danj ire Doo dishe kula kulmay dalka Qatar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimca ale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Shalay booqday safaarada Dowladda JFS ku leedahay dalka Qatar.

Gudoomiyaha ayaa halkaas kula kulmay safii rka cusub oo ay Dowladda Soomaaliya dhawa an usoo magacaa wday dalka Qatar Danjire Max amed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).

Duqa Magaalada Muqdisho ayaa u hamb alyeeyay Danjire Doodishe mas’uuliyada culus ee loo magacaabay, isaga oo u rajeeyay in uu Alla u fudud eeyo howlaha culus ee horyaala.

Docda kale, Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Amb Maxamed Axmed She ekh Cali (Doo dishe) ayaa uga mahadceliyay Gud doo miyaha Gobolka Banaadir iyo wafdigi isa boo qashada ay ku yimaadeen xarunta safaarada oo ah goob loogu qidmeeyo muwaadiniinta Soomaal iyeed ee ku nool dalkan.

Deni Oo Magacaabay Guddiga Ansi xinta Iyo Xalinta Khilaafaadka Gola ha Wakiilada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Sicidii Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 67 ee 12-da December 2023 ku na saabsan Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khila afaadka Golaha Wakiillada Do wla dda Puntland (Vetting Co mmitee).

Madaxweynaha Dawladda Puntland Markuu arkay: Dastu urka Dowladda Puntland qodo bkiisa 7-AAD, 60-AAD iyo 61-AAD.

Markuu arkay: Xeer Madaxweyne Lr.124 ee December 4, 2004, Wareegto November 15,2008, Xeer Madaxweyne Lr. 159 December, 03 2013, iyo Xeer Madaxweyne Lr 189 December 03, 2018 kuwaas oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweyn aha, dhammaantood lagu magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Waki illa da Dowladda Puntland (Vetting Com mitee).

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la magacaabo Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaaf aadka Golaha Wakiilla da Punltand (Vetting Com mittee)

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa loo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntl and xubnaha hoos ku xusan oo kala ah: –

1. Isxaaq Axmed Xasan (Guddoomiye )

2. Siciid Xirsi Bulxan (Xubin)

3. Cabdi Cabdullaahi Xaashi (Goley) (Xubin )

4.Cabdirashiid Saleebaan Geelle (Xubin )

5. Faarax Cabdi Dhalac (Xubin)

6. Nabadoon. Maxamuud Maxamed Axmed (Xubin)

7. Axmed Cabdi Cali (Xubin)

8. Yuusuf Suudi Cabdi (Xoghayn)

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Taliyaha Ciidamada Lugta Somalia oo booqd ay Fariisimaha Ciidamada ee Hiiraan iyo Sh. DhexeTaliyaha Ciidanka Dhulka Dowlada Soomaali ya Gen Dayax Cabdi Cabdulle iyo wafdi Saraakiil Ciidan u badan ayaa Shalay booqday fariisimaha ciidamada Milatariga iyo kuwa Macawisleyda. Fariisimaha uu booqday Taliyuhu ayaa ku kala yaal Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe halk asoo qaar kood dagaalo xoogan ciidamadu halka asi kula galeen dagaalamayaasha Alshab aab.

Deegaanada uu boowday waxaa ka mida,Yasoo man, Wargaadhi,Daaru-Nicma,Al-Kowthar,Maqa kori,Aadan Yabaal,Ceel-Cali Axmed,Buulo barde, maxaas,abuureey iyo Guriceel.

Taliyaha ayaa meelaha uu booqana yay ciida mada wuxuu ugu tagay dhiiri gelin, inuu faro awaamiirta hortaal iyo horu-socodsiinta dagaalada ka dhanka ah alshabaab.

Hay’adda Nabad Sugidda oo gacanta ku soo dhigtay 4 qof oo lagu eedeeyay dil

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdo onka Qaran ee ku sugan Deg mada Cadale ee g obolka Shabee laha Dhexe, ayaa Shalay gacanta ku dhigay 4 eede

ysane oo baxsad ahaa, kuwaas oo 9kii Bishaan dil fool xun ka geystay deegaanka Ilix oo dhanka koonfur kaga beegan magaalada Dhu usamreeb ee Caasimadda Galmudug.

Eedaysanayaasha oo muddo la baadi gooba yay ayaa loo haystaa dilka 2 wiil oo isla dhal atay, oo mid Macalin dugsi ahaa halka kalana uu ahaa dhaqtar caan ka ah degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Falka dilka ah oo salka ku hayay aano qabiil ayaa ahaa mid si weyn ay uga carootay bulshada Deegaanka.

Taliyaha cusub ee guutada 15-aad ee Xoogga dalka oo Xilka la wareegay

Saraakiil ka tirsan Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka ayaa degmada Guricel ee gobolka Galgaduud uga qayb galey munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee guutada 15-aad Col. Maxamuud Yaasiin oo xafiiska uu Shalay ku wareejiyey taliyihii ka hore eyay G/le Fitaax Haruuse.

Xil-wareejinta oo ay goobjoog ka ahaayeen saraakiil kale duwan oo uu kamid yahay taliyaha Ururka taliska qaybta 21aad Col. Cilmi Ciise Max amed ayaa lagu amaaney labada sarkaal ee is badashey shaqsiyadooda, iyo sida looga fadhiyo taliyaha cusub in uu halkii kasii wado howsha soc ota ee xoreynta dalka.

Taliyaha cusub ee guutada 15-aad Col. Maxamuud Yaasiin ayaa balan qadaay in uu sii wadayo howlaha shaqo ee guutada, gaar ahaan xorey nta dalka iyo doorka derder gelinta dha mey stirka wajiga koowaad ee xoreynta deegaanada Galmudug.


Guddoomiye Timacadde oo furay shir-sanade edka Haweenka Xildhib aanada ah

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha aq alka sare Mudane Cabdulla ahi Cali Xersi (Tima cadde) ayaa Shalay furay shir-sanadeedka 4-aad ee Haweenka Xildhibaannada ah oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirka oo ay soo qaban qaabiyeen Xildhiba annada Haweenka labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad, ayna ka soo qayb galeen xubno ka tirsan Xildhib aannada Haweenka Dowlad Gobolee dya da dalka, ururada Haweenka iyo marti sharaf kale ayaa sanadkaan diira dda lagu saarayaa horumari nta Hawe enka iyo ka guul keenidda xuquu qdo oda siyaasiga ah ee ay dalka ku leeyihiin.

Guddoomiye Timacadde oo shirka furay ayaa sheegay in haweenku yihiin laf dhabar iyo aas-aas muhiim u ah jiritaanka qoyska iyo qaranka, Waxa ana uu ku bogaadiyay Haweenka kaali nta muhiimka ah oo ay kaga jiraan dib u dhiska dalka, isagoo ballanq aaday in ay kala shaqey doonaan xooj inta ka qeyb galka haweenka ee siya asadda si loo xaqiijiyo xuquuqdooda dastuuriga ah.

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh geys ay G/Mudug & Howlgallo ka billaabanaya

Maalmihii la soo dhaafay dowladda Federa alka ah ee Soomaaliya waxaa ay ciidamo aad u farabadan geysay degaano kuya alla Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo ay ka billaabanayaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Ciidamadaan oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka baxay de gaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iya ga oo gaaray Aaga degaanka Shabeellow ee Koo nfurta Gobolka Mudug.

Taliyaha qeybta 21aad ee Ciidanka xoga dal ka Soomaliyeed iyo taliyaha xigeenka guutada 17 ee kumaandoska gorgor g/cumar deeq iyo Sar aakiil kale ayaa sidoo kale gaaray degaanna da kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug.

Dhawaan ayaa waxaa lagu wadaa in degaan nada kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug inay ka billaawdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Sha baab, si looga saaro degaannada ay weli ku hars an yihiin.

Wadamadee Ayay IMF Ku Leedahay Lacagaha Ugu Badan Iyo Kuwo Ugu Yar Qaarada Afrika

Hay’ada Lacagta adduunka ee IMF ayaa lac ago badan oo deyn ah ku leh inta badan dalalka ku yaal qaarada Afrika.Business Insider Africa ay aa soo bandhigtay 10-ka waddan ee Afrika ugu sarreeya ee leh deymaha ugu hoose eya ee Sand uuqa Lacagta Adduun ka.

Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ah hay’adda ugu weyn maaliyad da adduunka, isa goo taageero dhaqa ale siiya dowladaha ay la kul maan dhibaatooyinka dhaqaale. Dalka Soom aaliya ayaan lagu soo dar in liiskan la soo bandh igey,waxaana la filayaa in dhawaan dalka Sooma aliya laga cafiyo deymaha lagu leeyahay oo ah lacagihii ay dowladii hore ee Siyaad Barre ka ama ahatay Bangiga Adduun ka.

Halkan hoose ka aqriso 10ka wadd an oo Afri kaan ah oo deymaha ugu badan ku leh IMF

1. Egypt $11,968,321,674

2. Angola $3,153,816,667

3. South Africa $2,669,800,000

4. Côte d’Ivoire $2,117,559,620

5. Kenya $2,058,982,100

6. Nigeria $1,840,875,000

7. Ghana $1,644,377,000

8. Morocco $1,499,800,000

9 Democratic Republic of Congo $1,294,500,000

.10. Tunisia $1,259,139,338

Sidoo kale waxaa la soo saaray liiska 10ka dal ee ay hay’ada IMF ku leedahay lacagaha ugu yar marka loo eego qaarada Afrika.

Halkan hoose ka aqriso 10ka dal ee lacagta ugu yar ay ku leedahay IMF.

1. Sao Tome & Principe $24,816,432

2. Djibouti $31,800,000

3. Lesotho $31,995,000

4. Guinea-Bissau $41,073,400

5. Cabo Verde $50,720,000

6. Equatorial Guinea $76,537,000

7. Eswatini $78,500,000

8. Gambia $97,762,500

9. Seychelles $98,419,500

10. Burundi $103,100,000

Degmada Jalalaqsi oo Shalay gaad iid raashin sida loo direy

Iyadoo laga jawaabayo xaaladda adag ee ka jirta degmada Jalalaqsi iyo Tuulooyinka ku xeeran ee Gobolka Hiiraan, ayaa Xalay Hay’adda Maare ynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA waxa ay duleedka magaalada Muqdisho ka ambabixisay markii labaad Gaadiid sida shix nad gargaar ah oo safar dhanka dhulka ah ku tagaya Degmadaas.

Gargaarkaan oo ah Shixnad Gargaar raashin ah ayaa dhan 30 gaadiid ah, waxaana lagu wad aa in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha degmada Jalalaqsi iyo tuulo yinka xeeran oo nolol adag wajahaya kadib markii Fat ahaad magaladaas uu ka gaystay Wabbiga Shabeelle

Maalin ka hor ayeey aheed markii hay’adda So DMA ay dooni sida shixnad gargaar ah u dirtay Deegaan ada Jubbaland, waxaana sidoo kale xusid mudan in gadiid kuwaan lamid ah oo sida gargaar badan ay hay’adda todobaadkii hore ay u dirtay Magaalada Mahadaay.

Askari dilay taliyihiisa oo maxka mad lasoo taagay

Maxkamadda Darajada 1aad ee CQ Sida ayaa Shalay u fariisatay dacwad ka dhan ah askari ka tirsan ciidam ada dowladda, kaas oo loo ha ysto inuu dil bareer ah u gays tay taliyihiisii, kadib amar diido uu same eyay. Eedeysa naha oo lagu magacaabo Dable Maxamed Diiriye Ca bdulle Dhiblaawe ayaa dilay marxuum Caamir Xa san Cali oo u ahaa taliye koox, xilli ay ku sugnaa yeen furinta dagaalka. Dilka ayaa yimid, kadib markii eedeysanaha uu diiday amar shaqo loogu dirayayay, kadibna uu sidaas ku dilay taliyihiisii. Goobjoogayaal la keenay Maxkama dda ayaa sheekeeyay, sida ay wax u dhaceen "Salli ayaa ku fadhi nay nink aan difaaca ayuu ka yimid, waana na soo kor istaagay, kadibna xabadaha ay uu ku furay taliye Caamir, wuuna orday” ayuu yiri mid kamid ah marqaa tiyeyaasha.

Intaas kaidb ku xigeenka xeer ilaaliy aha guud ee Maxkamadda Ciidamada oo fadhiga ka hadlay ayaa dalbaday in eedeysanaha lagu xukumo dil toogasho oo ah qisaasta Marxuum Caamir Xasan Cali.

"Waxaan Maxkamadda horkeenay qoraygii uu dilka ku gaystay oo aan Xoogga dalka iska laha yn, balse uu isaga jeebkiisa kala yimid, waxaana Maxkamadda horkeenay laba marqaati oo goob joog ahayd, sidaas daraadeed waxaan Maxkam adda ka codsanayaa in eedeysane Maxamed Diiriye Cabd ulle Maxkamaddu ku qaado qodoba da aan ku soo eedeynay” ayuu yiri xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Ciida mada Qalabka Sida.

Ugu dambeyn waxaa fadhiga soo xiray Gudd oomiyaha Maxkamadda Darakada 1-aad ee Ciid amada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo sheegay inay dib ka shaa cin doonaanxukunka eedeysane Maxamed Diiriye Cabdulle Dhiblaawe.

Horay Maxkamadda Ciidamada Qala bka Sida ayaa waxa ay u digtay ciidam ada DF ee ku howl an qalqalgelinta Amniga sida in ay ridaan rasaas ama ay dhexdooda isku geysaan dhibaatooyin kal a duwan.

Si kastaba, saraakiil ka tirsan Maxk amadda CQ Sida ayaa inta badan tega furimaha dagaalka iyo deegaannadii dhowaan Al-Shabaab laga qabs aday, si ay ula socdaan fal dambiyeedka ka dhici kara ciidamad aas howlgallada ku jira.

Cudurro halis ah oo si xowli ah ugu faafaya Gaza iyo WHO oo digniin culus ka bixisay

Cudurro ay ka mid yihiin busbuska, qoorgoo yaha iyo caabuqyada neef-mareenka sare ayaa ku faafaya Gaza sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafim aadka Falastiin iyo kuwa caalamiga ah, iya doo xaaladaha nololeed ay uga sii darayaan go’doominta iyo weerarka Israel ee socda.

Ku dhawaad ​​160,000 ilaa 165,000 oo xaa ladood oo shuban ah ayaa laga diiwaan geliyey carruurta da’doo du ka yar tahay shan sano, sarka al sare oo ka tirsan Ururka Caafi maadka Adduun ka (WHO) ayaa u sheegay warbixin kooban Talaad adii, isagoo ku tilmaa may tiradaas in ka badan tan caadiga ah.

Kiisaska Meningitis, iyo cagaar show ayaa sidoo kale laga diiwaan geli yay deegaanka, sida uu sheegay Richard Peeperkorn, wakiilka WHO ee dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto. WHO ayaa isku dayaysa in ay shayba arka guurguura ka sam ayso Gaza si ay u baarto muunada cagaarsho wga. Wuxuu ka digay in xaaladaha nololeed ee cirii riga ah ay ka qeyb qaataan faafitaanka cudur rada. In ka badan 130,000 oo xaaladood oo ah caabuqyada neef-mareenka iyo 35,000 oo xaalad ood oo finan maqaa rka ah ayaa la diiwaan geli yey sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaa dka Falastiin.

Ugu yaraan 4,395 xaaladood oo busbus ah ayaa sidoo la diiwaan geliy ey, sida lagu sheegay warbixinta. Faafidda cudurrada ayaa waxaa sii kor dhiyey cadaadisyo dheeraad ah oo ku yimid nidaamka caafimaadka ee Gaza Kaliya 11 ka mid ah 36-da cisbit aal ee deegaanka ayaa xitaa qayb aha an shaqeeya


Qoor Qoor oo ka dagay Kismaayo + Ujeedka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Gal mudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hoggaamin ayo ayaa Shalay gaaray ma gaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta goboka Jubbada Hoose, halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Qoor Qoor ayaa waxaa garo onka diyaaradaha ee Sayid Max amed Cabdu lle Xasan ku soo dhaweeyay dhiggiisa Jubbala nd, Axmed Madoobe, mas’uuli yiinka tirsan labada gole ee maamulkaas iyo dadweyne fara badan, ayada oo kadib loo galbiyay qasriga madax tooyada.

Sidoo kale waxaa loo adkeeyay ammaanka magaalada Kismaayo, aya da oo la xiray waddoo yinka qaar ee magaaladaais, sida ay innoo shee geen dadka deegaanka.

Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online ujeedka safarka Qoor Qoor ee Kismaayo ayaa la xiriira kulamo uu la qaad an doono mada xda sare ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Wararka ayaa intaasi ku daraya inuu ka qayb-galayo shir gaar ah oo uu soo qaban qaabiyay Ax med Madoobe, kaas oo ay yeelanayaan qaar ka mid ah madax goboleedyada, loogana hadli doo no xaaladaha soo kordhay, gaar ahaan arrimaha siyaasadda iyo fata haadaha.

Ilo wareedyo xilkas ah ayaa innoo sheegay in intiisa badan shirkaas diiradda lagu saari doono arrinta dastuu rka oo ay dood xoogan ka taagan tahay wax ka beddalkiisa.

Axmed Madoobe, Qoor Qoor iyo Lafta gareen ay aa hadda si aad ugu ololeyn aayo wax ka bedd alka dastuurka, iyaga oo bilaabay qorshahooda ku aadan arrintaas oo ay wadato Villa Sooma al iya, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh. Kastaba, waxaana isha lagu wada hayaa shir arkan siyaasadeed ee la filayo inay gudaha dalka ka dhacaan, ayna qayb ka yihiin mucaaradka oo diidan in la beddalo dastuuka.

Mucaaradka oo raajicinaya kulanka Xasan Sheekh kahor qaadista tallaabo culus

Xubno kamid ah siyaasiyiinta muca aradka oo siyaabo kala duwan u diidan halka uu geediga do wladnimada u wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan iskugu tegay magaalada Muqdisho.

Xubnahaan oo ay Xasan Sheekh mar ka wada tirsan aan jireen Dalladii Mido wga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa hadda ka biyo diidan qaabka uu madaxweynaha rabo inuu u dhameystiro arrinta dastuurka.

Tan iyo 2012-kii Soomaaliya ayaa ku dhaq meysay dastuur qabyo ah. Xasan Sheekh ayaa ballan-qaadkiisa doorashada uu ku galay waxaa ku jirtay in haddii la doorto uu dhameystiri do ono dastuurka dalka. Haddana wuxuu u dhaqaaqay inuu taas ka dhabeeyo.

Xubnaha mucaaradka ah ee Muqdisho dhawaan iskugu tegay wax aa ugu tun weyn Sha riif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyre iyo Cabdi ra xmaan Cabdishakuur Warsame.

Sida uu madaxweynaha rabo in dastuurka loo dhameystiro iyo xaaladda lagu jiro oo ay dhinacyo muhiim ah maqan yihiin ayaa kamid ah doodaha ay qabaan mucaaradka. Xubnahaan waxay ku heshiiyeen in inta aanay qaadin duullaan siya asad eed oo loo jeedo inay marka hore mada xw eynaha la hadlaan, oo ay ugu baaq an inuu arrinta dastuurka dib u dhigo. Haddii uu ka diid ana ay markaas ku dhaqaaqan wixii la gudboon.

Sida uu qorshaha ahaa waxay aheyd inay Kham iistii la kulmaan madaxwey ne Xasan Sheekh, laakiin waxaa soo baxeysa in Xasan uu dalbaday in kulanka dib loo dhigo.

Xasan ayaa la sheegay in uu cods aday in kul anka dib loo dhigo illaa 16-ka bisha, isaga oo sab abtana ku sheegay inay ku jiraan safaro muhiim ah.

Madaxweyne Xasan ayaa Sabtidii booqasho rasmi ah ku gaaray wad danka Jabuuti, halka si doo kale la filayo inuu aado waddanka Mareyk anka oo uu ka qeyb-galo shirka dalalka haya fura ha amniga Soomaaliya iyo sidoo kale inuu goo bjoog ka noqdo shirka IMF ee sida rasmiga ah loo gu shaacin doono in Soomaaliya laga wada cafiy ay deyntii ku taagneyd sanadaha badan.

Xubnaha mucaaradka ayaa qaar u arkaan in dib u dhigistaan inuu madaxw eynaha ka meer-merayo la-kulanko oda, halka ay qaarna qabaan in aan la deg-degin oo waqti la siiyo madaxwe yne Xasan Sheekh.

Sidoo kale mira-dhalka kulankiisa ayay ku kala aragti duwan yihiin, iyada oo qaar qabaan in Xa san Sheekh laga joojin karin jihada uu u socdo, halka ay qaarna aaminsan yihiin inay ku qancin karaan dooddooda. Kooxda madaxweyne Xasan Sheekh waxay ku doodayaan in dhameystirka das tuurka uu kamid yahay waxyaabihii loo doortay, ayna ku qasban yihiin inay ballantaasi fuliyaan, laakiin ay ogol yihiin in lagala doodo qodobadii loo arko inay keeni karaan culeysyo must aqbalka ah.

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sidoo kale la soo warinayaa inay ku kala ara gti duwan yihiin habka loo dham eys tirayo dastuurka dalka.Xigasho:-Caasimadda.Net

Xog: Sababta ka dambeysa heshiis ka cusub ee Somalia iyo Itoobiya oo la shaaciyey

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Cabdullaahi Maxamed Warfaa, oo wareysigaan siiyey idaacadda VOA, ay aa ka hadlay xiriirka So omaaliya iyo Itoobiya, is agoo ka hadlay dhinac yo kala duwan. Ugu horeyn safiirka ayaa sheegay in xiriirka So omaaliya iyo Itoobiya uu san aheyn mid bilow ah, labada dal ay yihiin saax iibo soo jireen ah, iyadoo bulshada labada wadan ay ka dhaxeey aan dano badan oo wada noolaasho ah. "Dad badan oo qaxooti Soomaaliy eed ah ayaa ku nool dalkaan Itoobiya, xeryaha ayaan ku booqdaa, sanad kas ta waa sii yaraanayaan oo qaar waxaa loo sii qaadaa dibadda, qaarna waxay ku laabtaan dalkooda Hooyo, maadaama uu hadda nabad noqday,” ayuu yiri danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa.

Waxa uu sidoo kale sheegay in dowl addu guulo kasoo hooysay dagaalka ay kula jirto koox da al-Shabaab, islamark aana dagaalka lagu wiiq ay awoodda dhamaan kooxihii ka soo hor jeeday dowladnimada Soomaaliya.

"Waxaa waajib noqotay in si wadajir jir ah la isaga difaaco kooxaha qaran dumiska ah, sida Shabaab oo khatar ku ah gobolka oo dhan, sid aas darteed waxaan Itoobiya la saxiixanay heshiis iskaashi amni ah, hadii aan la helin nabad wax kasta ma suurtaabayaan,” ayuu yiri Danjire War faa.

Safiirka ayaa sidoo kale soo dhaweeyay cun aq abataynta hubka ee dawl ada Soomaaliya laga qaaday, isagoo tilmaamay in guushaan taariikh iga ah uu u dabaal degayo, isagoo jooga Jigj iga.

"Suuqa Bulshada Bariga Afrika oo ah suuq aad u weyn oo wadamo badan ay ku bahoobeen ayaan dhawaan ku biirnay, waxaana halkaas Soomaa liya uga imaaneysa faa’iido weyn, wax kas oo dalkeenu uu soo saaro ayaan suuq furan u heli doo naa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya.

Ugu dambeyntii safiirka Soomaaliya u jooga Itoobiya wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay u qorsheysneed in sanadkaan ay ka guul gaarto shan arrimood oo kala ah, Dagaalka Shabaab, deyn cafinta, cunaqabateytii hubka, la wareegidda amniga qaranka iyo ku biirida daladda bulshada bariga Afrika, wuxuu sheegay in arrimahaas laga guul gaaray, kuwa harayna todobadyada iyo bila soo socda lagu guuleysa doono.

Dowladda UK oo ka carrootay kulan dhax mar ay Erdogan iyo Humza Yousaf hanjabaadna dirtay

Xoghayaha cusub ee arrimaha dibadda ee Britain David Cameron ayaa ku han jabay inuu ka laaban doono taageerada xafiiska arrimaha dibadda ee Scotland ka dib markii wasiirka koowaad ee Scotland Humza Yousaf uu la kulmay madaxweynaha Turkiga iyadoo aanay goobjoog ka ahayn madaxda UK.

Warqad uu Cameron u diray xisbiga Iskotland National Party (SNP) ayuu ku sheegay inay jabin tahay hab-maamu uska in Yousaf uu Qaza iyo arrimo kale kala hadlay Recep Tayyip Erdogan shirkii COP28 ee ka dhacay Dubai 1-dii Diseembar.

Labada hoggaamiye ayaa ka mideysan arragtidooda joojinta dagaal ka Gaza, halkaas oo ay Israa’iil weera rrada cirka iyo dhulka ah ku dileen ku dhawaad 18,000 oo falastiiniyiin ah, wa xayna ku baaqeen xabbad-joojin deg deg ah.

Wiil 4 sanno jir dhaawac ah oo la wa ayay Su’aashiisa cid uga jawaabta!!!

Cumar oo afar jir ah oo dhaawacyo halis ah ay ka soo gaareen duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ayaa su’aashan waydiinaya dadka ku sugan isbitaal ku yaalla Qasa oo dhaawaciisa lagu Dabiib ayo.

”Aawayhooyo?Aaway ayeeyo?

Aaway dadkii oo dhan?

Qaraabadiisa oo hadda gacanta ku haya ayaa sheegaya in su’aashaan aaney jawaab u haynin.

Moin Abu Rezak, ayaa yiri, "Markii uu iwaydii yay qoyskiisa, waan ka jawaabi waayay.” Aad ayaan u waree ray oo waxaan isku dayay inaan su’a asha iska ilaaliyo anigoo ka hadla ya wax kale sida ilmo.

Xaaladda Cumar, oo la dhigay isbita alka Al-Aqsa ee Qasa, ayaa ah mid halis ah.

Dhakhaatiirtu waxay ku qasbanaade en inay Cumar ka gooyaan gacanta bidix iyadoo lugta midigna uu dhaawac kaga yaallo.

Waxaa sidoo kale jira dhaawacyo laabta iyo wejiga ka soo gaaray. Cumar ayaa sidoo kale dhaawac ka ah daanka waxaana jirkiisa ku duub an faashado badan.

Ilmahaan yar ee saqiirka ah ayaa dhaa wac yadan soo gaareen kadib weerar Israa’iil ay gaysa tay oo ay ku nafwaaye en 35 xubnood oo qoyska Cumar ka tirsanaa. Cumar hooyadiis,& aabbihiis ayeeyadiis ayaana ka mid ahaa dad ka dhintay .



DAL SOOMALI BADAN AY NIYADDA KU HAYAAN INAY U SAFRAAN OO KUWII KU NOOLAA KA CARARAYAAN


Canada

Canada waa dal riyo u ah malaayiin qaxooti iyo magangalyo-doon ku nool daafaha dunida, hase yeeshee riyaadaas ah in dalka laga dhigo mid weyn ayaa isku beddeshay dagaal ay ku badbaa daan soo galootiga badan taas oo ay ugu wacan tahay qiimaha sare ee nolosha, kirada guryaha iyo tirada sii kordhaysa ee socdaalka.

Ra'iisul wasaare Justin Trudeau ayaa socda alka ka dhigay hubkiisa ugu weyn si uu u daboolo caqabadda weyn ee Canada ee gabowga iyo gaa binta dadweynaha, waxayna sidoo kale gacan ka geysatay kobaca dhaqaalaha.

Hadda lixdii bilood ee ugu horreysay 2023 ilaa 42,000 oo qof ayaa ka dhoofay Canada, waxaana tirada lagu daray 93,818 qof oo baxay sanadkii 2022-kii iyo 85,927 oo ka baxay 2021-kii sida ay muujisay xogta rasmiga ah.

Warbixin uu dhawaan sii daayey Machadka Dhalasha ee Canada oo ah koox u doodda socd aalka ayaa sheegtay in heerka soo galootiga Can ada uu gaaray meel sare labo iyo tobankii sano ee la soo dhaafay haba ugu darnaadee sanadkii 2019-kii.

Tirooyinka ayaa muujiyey hoos u dhac markii la soo rogay xayiraadaha Covid-19, hase yeeshee mar kale ayey xogta tirakoobka Canada muujinay saa inay kor u kacday, waxaana tiradaas qayb ka ah 263,000 oo dalkaasi tagay.

Dalkan lagu dhisay soogalooti ee Canada ay aa wajahaya halis inay wiiqdo arintan mid ka mida siyasdaha ay meel marisay xukuumada Ra'iisul Wasaare Justin Trudeau, kaas oo siisay deggana ansho rasmi ah 2.5 milyan oo qof siddeed sano gudahood.

Canada

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la hadashay nus darsin qof oo ka tagay dalka ama isu diyaarinayay inay sidaas sameeyaan, saba btoo ah qiimaha macii shadda oo sarreeya.

Dadkaas waxaa ka mid ah Cara oo 25 sano jir ah, waxay Ca nada qaxooti ahaan ku tagtay sanadkii 2022-kii iyagoo ka tagtay Hong Kong, hadda waxay bixisaa 650(C$) lacagta dalka ah oo u dhiganta ($ 474) kirada bilaha ah ee hal qol oo ku yaal dhisme dabaq ah oo ku yaal dabaq Scarborough ee bariga Toronto kaas oo la macno ah in 30% mushaarkeeda bishii ay ku bixiso kiro.

"Weligay ma aanan dareemin in ku noolaan shaha waddan reer galbeed ah, aad awoodi karto oo kaliya inaad kireysato qol ka mid ah qaybta hoose” ayey tiri.

Waxay diidday inay magaceeda runta ah she egto sababtoo ah waxay ka soo carartay Hong Kong ka dib markii ay ka qayb qaadatay mudaah ara adyadii 2019kii kaas oo looga cabaneyey sara u kaca biilasha si la kay kala kulantay wadankii ay magan galyada ka heshay.

Cara waxay ka shaqeysaa saddex shaqo oo waqti-dhiman ah, taasoo ka dhigaysa mushaarka ugu yar ee Ontario oo ah C$16.55 saacaddii, wa xa yna aadaa dugsi waxbarasho oo dadka waa weyn ah si ay u hesho buundo oyinka jaamac adda. Si hubaal ah, socdaalka boqolkiba tirada gu ud ee dadka Canada waxay ahayd wax sare 0.2% bartamihii 1990-meeyadii, waxayna hadda taagan tahay 0.09%, marka loo eego xogta rasmiga ah ee dawladda.

In kasta oo tiradu ay yar tahay hadda, qaree nnada iyo la-taliyayaasha socdaalka ayaa ka dig aya in soo qaadistu magan galyo doon ay mu gdi gelin karto Canada oo ah mid ka mid ah meel aha aadka loo jecel yahay.

Canada

Soogalootiga ayaa loo tirinayaa eedaha ah qii maha guryaha ee cirka isku shareeray inay ka yih iin sababta ugu weyn ee go'aankooda ah inay tixgeliyaan waddan cusub.

Celcelis ahaan Canada 60% dakh liga qoyska ayaa loo baahan doonaa si loo daboolo khara shaadka lahaansha ha guriga, tiradaas oo kor u kacday 98% Vancouver iyo 80% Toronto, RBC sida ay shaacisay warbixintii Sebte mber.

"Waxaa jirta muhiimad dhab ah oo lagu abuura yo khibrado togan sanad ahaas hore si ay dadku u go'aansad aan inay sii joogaan.” ayuu yiri Daniel Bernhard, madaxa ICC.

Myo Maung waa 55 sano jir, waxay Canada ugu soo haajirtay Myanmar sodon sano ka hor, waxa uu samaystay shaqo guul leh oo ah wakiilka guryaha iyo dib u habeynta.

Laakiin wuxuu qorshaysanayaa inuu howlgab ku noqod wadan sida Thailand oo kale ah maada ma uu u arko in heerka nololeed ee Canada uusan ku ilaalin karin dakhligiisa howlgabka.

Phil Triadafilopoulos, oo ah borofisar cilmiga siyaasadda kuna takhasusay socdaalka kana tirs an Jaamacadda Toronto (UofT), ayaa sheegay in soogalootiga degdega ah ay uga sii darayso guri la'aanta.

"La yaab maaha markaa in dadka haysta ikht iyaarka... ama ay aadaan waddan kale ama ay ku noqdaan dalkoodii iyagoo dhadhamiyey xaalad da Canada." Ayuu yiri Triadafilo poulos.

Dowlada ra’iisul wasaare Trudeau waxay Bishii hore bartilmaameedkeeda dadka cusub ka dhigtay nus milyan sannadkii laga bilaabo 2025-ka wixii ka dambeeya si ay u yarayso cadaadiska suuqa guryaha.

Justinas Stankus waa 38 sano jir, wuxuu ka tagtay Lithuania isagoo sanadkii 2019-kii tagay Canada si uu u sii wato shahaadada cilmiga siyaa sad ee (UofT) balse hadda wuxuu ka fekerayaa inuu u guuro koonfurta bari ee Aasiya halkaas oo qiimaha noloshu ka hooseeeyo Canada uuna ka sii wadan karo cilmi baaristiisa.

Stankus wuxuu biixyaa 2,000 oo lacagta Cana da ah, kirada hal qol iyo asaasiyaadkiisa kale, ko rorka kharasha adka nolosha taas oo uu sheegay inay ka hor istaagto inuu iibsado waxyaabo aasa asi ah oo uu u baahan yahay

Cara oo u dhalatay Hong Kong ayaa sheegtay inay dareemayso inay ku xayiran tahay oo ay do onayso inay baxo mar kasta oo ay hesho fursad ay ku baxdo

XIGASHO:-BBC

Meydadka labo ka mid ah dadkii laga heystay Israel oo laga helay Gaza

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in meydadka laba qof oo Israa’iili ah oo ka mid aha dadkii la qa faashay laga helay ma gaalada Qaza Waxaa lag u kala magac aabayey Eden Zechariya oo hawe eney aheyd iyo Ziv Dado, waxayna labaduba ka tirs anaayeen ciidamada Yuhuuda, lama sheegin in la dilay ama iney ku dhinteen duqeymaha Israel.

"Intii lagu jiray howlgalkii Gaza, meydadka la haystayaashii Eden Ze charya iyo [Sargeant Maj or] Ziv Dado waxaa soo helay ciidamada gaa rka ah ee israel waxaana dib loogu celiyay Israa’iil,” ayaa lagu yiri nhadal ka soo baxau ciidamada Israel

Milatariga Israel ayaa intaas ku dar ay: "Ka dib habraac aqoonsi oo ay sameeyeen saraakiisha ca afimaadka iyo militariga oo ay weheliyaan Macha dka Daawada Forensic iyo Booliska Israel, Shalay (Talaado) ah waxaan ku wargelinay qoysaska gee rida Eden Zecharya iyo Ziv Dado oo ururka Xam aas ay qafaasheen 7-dii October”

Waxay intaa ku dartay israel in intii uu socday howlgalada lagu suurageliyay in meydadka la soo saaro, laba askari oo ka tirsan ciidamada oo he egan ku jiray la dilay kuwa kalena la dhaa wacay.

Xarunta Golaha Qoyska ee la hay sto iyo dadka la la’yahay ayaa sheeg ay in Zecharya ay aheyd 28 jir.

Waxay u safartay Re’im iyada iyo saaxiibkeed, 23 jir Ofek Kimchi. Waxay kula hadashay aabahe ed taleefan ka hor intaan la qafaalan.

Kimchi oo saaxiibkeed ahaa ayaa lagu dilay weerarka, Zecharya ayaa la afduubay iyadoo dh aawac uu ka soo gaaray qeybta sare ee jirkeeda.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil ayaa dib u eegis ku sameeyay tirada dadka lagu heysto Qaza, wuxuuna ka dhigay 135 ruux, iyadoo la tixraacayo ku dhawaaqista in meydadka labo la heyste laga soo saaray Qaza

Wasiir shaqada looga eryey, xarigna ku muteystay qoraal uu soo dhigay facebook

Wasiiru dowlaha Nabadda ee Itoob iya, Taye Dendea, ayaa shaqada laga eryay oo la xiray, ma almo ka dib markii uu ku dhaleeceeyay Dowlada mamnu ucidda isu soo bax ka dhan ah dagaalka.

Dibad-baxa ayaa lagu waday in la qabto ma alinta Axadda, si loogu diro baaqyo nabadeed gob ollada Axmaara da iyo Oromiya. Balse dib ayaa loo dhigay ka dib markii ku dhowaad boqol qof la xiray.

Taye ayaa qoraal uu soo dhigay Facebook ku dhaleecee yay Ra’iisul Wasaare Abiy Ax med, isagoo sheegay in uusan u amqan dadka Itoobiya ee ay saameeyeen cola adaha iyo faqriga.

War ka soo baxay dowladda ayaa lagu eedeey ay wasiirkii hore inuu la shaqeynayay waxa ay ugu yeereen nabad-diidka. Waxay sidoo kale ku eedeysay inuu ku lug lahaa falal iyo afduub.



SIDA BOQOLAAL DIYAARADAHA DAGAALKA EE MAREYKANKA UGU BURBUREEN ISLA HAL GOOB


Diyaaradaha dagaalka Maraykanka

Matxaf ayaa dhawaan laga furay gobolka Aru nachal Pradesh ee dalka Hindiya. Waxaa halkaas lagu hayaa haraadiga diyaaradihii ku burburay buuraha Himalaya intii uu socday dagaalkii labaad ee adduunka.

Laga soo bilaabo 2009, koox ka kala socota Hindiya iyo Maraykanka ayaa hawlgal raadin ah ka sameeyay buuraha Arunachal Pradesh. Hawl galkan, ayaa lagu helay hadhaaga boqollaal diya aradood oo burburay 80 sano ka hor.

Waxaa lagu qiyaasaa in ku dhawaad 600 oo diyaaradood oo nooca xamuulka qaada ah ay ku burbureen dhulka fog ee buuraha Himalayas. Ugu yaraan kun iyo shan boqol oo isugu jira shaqaal aha diyaaradaha iyo rakaab ayaa la sheegay inay ku dhinteen.

Dhacdooyinkii Dagaalkii Labaad ee Adduunka ee Hindiya waxa ay socdeen 42 bilood. Markaas ayay ahayd markii diyaaradahaasi ay burbureen.

Dadka dhintay ayaa isugu jiray duuliyayaal Mareykan iyo Shiinees ah, shaqaale idaacadeed iyo askar.

Agab dagaal ayaa la siin jiray ciidamada Shiin aha ee ka yimid Assam iyo Bengal. Waqtiga as, dariiqa hawada ee diyaaradahani waxay mari jireen silsiladaha buuraha dhaadheer ee Himal ayas.

Dagaalkii labaad ee dunida u dhe xeeyay Jarmalka, Talyaaniga, Japan oo dhinac ah iyo Far ansiiska, Ingiriiska, Maraykanka, Midowga Soofiy eeti iyo Shiinaha oo dhinaca kale ah ayaa gaa dhay gobolka Waqooyi Bari ee Hindiya.

Diyaaradaha dagaalka Maraykanka

Waxay ahayd waqti ay ciidamada Jabaan ka soo gudbeen xadka Hindiya.

Intaa ka dib, marin kaas hawada sare ee Him alayas wuxuu halbowle u noqday xulafada. Saba btoo ah dariiqa dhulka ee Myanmar ayaa u xirnaa iyaga xilligaas.

Laga soo bilaabo Abriil 1942, Maraykanku wuxuu bilaabay hawlgallo militari.

Inta lagu jiray muddadaas, qiyaastii 6 boqol 50 kun oo tan oo hub ah ayaa si guul leh loo daab ulay iyadoo la adeegsanayo diyaarado.

Agabkani waxa uu si weyn uga qayb qaatay guushii xulafada.

Duuliyayaashu waxay marin-haweedkan khat arta ah u bixiyeen 'The Hump' oo ka dhigan kur uska.

Waxay aadi jireen Shiinaha iyagoo kasoo kicit ami jiray Himalayas, waxay na inta badan soo marayeen Arunachal Pradesh. Waxaa loo aqoonsanaa inay tahay marinka hawada ugu khatarta badan caalamka.

14-kii sano ee la soo dhaafay, koox ka kooban khubarada buuraha, arday, dhakhaatiir, khubaro dhanka dambi baarista ah oo u kala dhashay Hindiya iyo Mareykanka ayaa howlgalo baar itaan ah ka sameeyay keymaha cufan ee Arunachal Pradesh, oo xuduud la leh Myanmar iyo Shiinaha.

Madxafka loo sameeyay haraadiga

Tan waxaa ku jiray xubno ka tirsan Hay'adda Xisaabaadka POW/MIA (DPAA). Ururkan Maray kanka ah ayaa baadigoob ugu jira askartii lagu waayay dagaalka.

Iyagoo kaashanaya qabiilada deega anka, koo xda ayaa gaartay goobta saxda ah ee shilalku ka dhaceen kadib dadaalo bilo ah. Hadhaaga ugu yaraan 20 diyaaradood iyo dhowr diyaaradood oo la waayey ayaa laga helay halkaasi.

Waxa uu ahaa olole adag. Socdaal lix maalm ood ah ka dib, laba maalmood oo safar waddo ah, kooxdu waxay awooday inay helaan hal goob oo shil.

Dhanka kale, kooxda ayaa ku xayiran buuraha muddo saddex toddo baad ah ka dib markii ay ku dhufatay duufaan.

"Waa dhul dhib badan, laga bilaabo bannaan fidsan ilaa buuro. Cimiladu waxay ahayd dhibaato weyn halkan. Waxaan samayn karnaa tan ka hor xilliga jiilaalka iyo xilliga dayrta," William Belcher, khabiir ku takhasusay baarita anka oo ka qaybqaa tay socdaall ada ayaa sidaas yiri.

Maxaa kale oo lagu ogaaday hawlgalka?

Diyaaradaha dagaalka Maraykanka

Taangiyada Ogsajiinta, Qoryaha Dhashiikaha, Qalfoofka Diyaaradaha, Lafoofyada, Lafo, Kabo iyo Saacado ay aa lagu helay howlgalkan baadi goo bka ah.

Waqtigan xaadirka ah, tijaabada hiddasidaha (DNA) ayaa laga qaaday si loo aqoonsado qofka dhintay.

Gacan xirka ciidanka cirka ee maq an iyo hadhaagii tooriyo af badan ayaa laga soo saaray qof tuulo goobta ka dhow ku noolaa.

Qaar ka mid ah goobihii ay shilku ka dhaceen ayaa waxaa horay u booqday dadka deegaanka. Waxay ku iibiyeen aluminium goobta laga helay xashii shka dib loo habeeyo ahaan.

Laakin hadda madxaf ayaa loo dhis ay agab kaas iyo xusuusta la soco ta.

Matxafku wuxuu ka furmay Pasi ghat, oo ah magaalo qurux badan oo ku taal Arunachal Pra desh, oo ku taal cirifka Himalayas. Magaciisu waa 'The Hump Museum'.

Diyaaradaha waxaa soo ridi jiray duufaannada buuralaydan oo aad u daran. Sida lagasoo xigtay Turner oo ah khbiir ku takhasusay cimilada, saga al diyaaradood ayaa hal goob ku burburay. 27 ka mid ah shaqaalihii diy aaradaha iyo dadkii kale ee sarna ayaa dhamaantood ku dhintay.

"Duufaannada ku dhacay marin-haweedkan waxay ahaayeen kuwo aad u xooggan oo weligay ma arag wax la mid ah meel kale oo adduunka

ah," ayuu yidhi Turner.

Waalidiinta dadka la la'yahay waxay mooday een in caruurtoodu wali nool yihiin. Pearl Dunaway, hooyada dhashay duuliyaha maqan ee Joseph Dunaway, ayaa gabay tirisay 1945kii.

"Aaway wiilkaygii, aniga iyo aduunk uba wa xaan rabnaa inaan ogaano, miyey fushay hawsh iisii, mise wuu ka tagay dhulka? Mise wuxuu joogaa aduu nka? Mise weli wuxuu dhex wareeg ayaa kaymaha Hindiya?"

Hawlgalkan dagaalkii 2-aad ee adduunka oo gaadhay xadka Hindiya ayaa loo arkaa mid dhab ahaantii dhiir ranaan leh.XIGASHO:-BBC

Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi

Taliska dhexe ee ciidamada Marey kanka ayaa sheegay in markab ganacsi uu haleelay gan taal nooca loo yaqaano cruise-ka oo laga soo riday dhanka Yemen, gaar ahaan dhulka ay maamul aan fallaagada Xuutiyiin

ta ee ay taage erto dowlad da Iran.

Wararka ayaa sheegaya in mark abka laga leeyahay dalka Norway.

Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaan oo dhacay Isniintii uu saba by dab ka kacay markabka Strinda, xilli uu marayey marinka Bab-el-Mandeb ee isku xira Badda Cas iyo gacanka Cadmeed. Ma jiro wax khasaare ah oo ka dhash ay weerarka sida la wariyay. Mareykanka ayaana gargaar u fidiyay marka gantaalka lagu dhuftay.

Dhinaca kale, hay’ad British ah oo qaabilsan badaha ayaa sheegtay inay heshay warbixin ku saabsan markab lagu amray inuu baddalo jikii uu mari lahaa balse lama faahfaahin.

Labo Dowlad oo dalkooda oo ka mas aafuriyey ku dhowaad milyan reer Afghanistan ah

Saddexdii bil ee la soo dhaafay, Iran iyo Paki stan ayaa waxay ku qasbeen ku dhawaad 850, 000 oo muwaadiniin Afghanistan ah oo aan sharc iyeysnayn

inay ku laabtaan Afghanistan, oo ay maamusho Taliban, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen Axaddii.

Hawlgalka ka dhanka ah dadka reer Afghanis tan, ee sida sharci darrada ah u deggan dalalka deriska ah, ayaa weli socda, inkastoo Qar amada Midoobay ay ka digtay in jiilaal daran iyo mustaq bal aan la hubin uu sugayo dadka soo laabanaya, kaasoo ka jira qarankooda saboolka ah.

Abdul Rahman Rashid, oo ah wasiirka qaxo otiga iyo dib u celinta ee Taliban, ayaa Isniin tan u sheegay kanaalka TOLO ee maxalliga ah in Iran ay masaafurisay "qiyaastii 345,000” oo Afghanistan ah ilaa toddobaadkii ugu dambeeyay ee bishii Sebtember. Isagoo aan bixin tafaasiil dheeri ah, ayuu Rashi id sheegay in maamulka Taalibaan uu qoys kasta oo soo laabtay siiyay deeq lacageed iyo gargaar kale oo degdeg ah.

Maamulka Iran ayaa ballan qaaday in ay masa afurin doonaan dadka u dhashay Afghanistan ee sida sharci darrada ah ku jooga dalkooda.

Saraakiisha Pakistan ayaa sheegay in ku dhawaad 490,000 oo qof ay dib ugu laabteen Afg hanistan tan iyo markii ay dowladdu amartay in la qabto dham maan ajaaniibta sharci darrada ah, oo ay ku jiraan dad lagu qiyaasay 1.7 Milyan

oo qof oo Afghanistan u dhashay labo bil ka hor.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip