Wasiirka Arrimha Gudaha XFS oo kulan la yeeshay ku xigeenka ergayga QM ee Soomaaliya

0
Sunday December 10, 2023 - 12:53:48 in Wararka by
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arrimha Gudaha XFS oo kulan la yeeshay ku xigeenka ergayga QM ee Soomaaliya

    Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan sagootin iyo xog isdhaafsi la yeeshey ku xigeenka ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee So

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan sagootin iyo xog isdhaafsi la yeeshey ku xigeenka ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ms. Anita Kiki Gbeho. Mudane Fiqi ayaa Kiki uga mahadceliyay howlaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya ka qabatay muddada ay joogtay, isaga oo u rajeeyay guul howlgalka cusub oo UNka ugu aadi doonto Suudaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip