HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA DICEMBAR 2023-KA

0
Sunday December 10, 2023 - 08:40:30 in Wararka by
  • Visits: 361
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 10-KA DICEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kul an-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Ma xamuud oo Shalay dalka Jabuuti kaga qe yb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-gobo leedka IGAD ayaa kul an-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya shir kan.

Labada Madaxweyne ayaa iska waraystay xaaladda gobolka, xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti iyo iskaa shi ga arrim aha saameynta ku leh labada shac ab oo ay ugu horreyaan arimaha amniga iyo naba dda gobolka.

Xildhibaanad BJFS oo ansixiyay Miisaaniy adda dowladda ee 2024-ka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlam aanka Md.Cabdi Xaashi cabdill aahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada aqal kulankiisa 4-aad oo ajandihiisu yahay, Wa rbixinta Akhrinta 2-aad ee xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024.

Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux guddoo miyaha Guddiga maaliyadda iyo miisaaniyadda ee Golaha Shacabka oo Xildhibaanada Labada gole ka hor akhriyay wax ka bedelka Miisaani yadda 2024.

Xildhibaannada ayaa intaa kadib ka dooday akhrintaa 2-aad ee miisaaniya dda dowladda ee wasaaradda Maaliya dda ay u soo gudbisay Baarlamaanka ,waxana cod gacantaag ah ay ku ansixiyeen xildhibanada labada gole Miis aaniyadda dowladda ee 2024-ka, taas oo dhan 1,79315,784.dolar

186 Md. oo ka kooban Golaha Shac abka iyo Aqalka Sare ayaa gacant aag ku ogolaaday miisaaniyadda halka ay diideen 3 Mudane.

Wasiirka Maaliyadda XFS Md. Biixi Imaan Cige oo meel-marinta Miis aaniy adda kadib la hadlay Baarlama anka ayaa u mahadcelyay, waxa uuna tilma amay muhiimadda Miisaaniy addani ay u leedahay Hannaanka Deyn Cafi n ta Soomaaliya oo hadda gaba gabam araya.

Miisaaniyaddan oo horay ay u soo ansi xiyeen golaha wasiirrada ayaa isbaddal kooban oo wax ku daris ah ay ku sameeyeen labada go le, iyadoo lagu wado in dhawaan uu saxiixo Madaxweynaha Jamhuuriyadda si dhaqan gal u noqoto miisaaniyadda 2024-ka.

Duqa Muqdisho oo Damaanad qaad ay Caafi maadka Wiil Qaranka Dartiis u nafoobay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) ayaa damaanad qaa day xaalada caaf imaad Askari qaranka dartiis u naa foobay.

Askarigaan oo ah wiil da’yar ayaa lagu mag acaabaa Cumar Cali Axmed oo ah geesi ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Dhibanahaan waxaa dhaawac weyn uu ka soo gaaray qarax ay ka dambeey een kooxda Alshabaab xili uu hor taag naa xerada ciidam ada iyadoo wararka qaarna sheegayaan inuu ka mida ahaa wiilal saf ugu jirey ku biirista ciida mada Milatariga Soomaaliya.

Aabo Ali Axmed oo dhalay wiilka dhibanaha ah ayaa ugu mahadceliyay Guddoomiyaha Gob olka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) sida naxar iista leh oo uu uga damqaday xaalada wiilkii sa dhibanetacaalida xaaladiisa caafim aad.

Madaxweynaha JFS oo hoggaamiyeyaasha IGAD uga mahad celiyay doorkoodii qaad ista cunaqabateynta hubka ee saarneed Soomaaliya

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahad celiyey doorka ay ka qaateen in Soomaaliya ay ku biirto Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo qaadista cunaqabateynta hubka ee saar nayd dalkeenna.

Madaxweynaha ayaa khudbadda uu ka jee diyey fadhiga Hoggaamiyeya asha IGAD waxa uu ku tilmaamay caqa badaha wadajirka ah ee ay wadaagaan dalalka gobolku, kuwaas oo ay ka mid yihiin argagixisada, saameynta isbedd elka cimilada iyo colaadaha.

"Xubnaha Urur Goboleedka IGAD waxaan uga mahadcelinayaa taage erada ay siiyeen qa adista cunaqaba teynta hubka ee saarneyd So omaaliya iyo codsigeenni ku aaddanaa ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika, tallaabooyinka oo ka markhaati kacaya dad aalka aan ugu jirno xaqi ijinta Soomaaliya xasill oon oo horum arsan”.

Shirka inta uu socday, waxa ay Madaxda IGAD ay warbixin ka dhagey steen Hoggaam iyaha Golaha Sare ee dalkaas Mudane Cabd ulfataax Alburh aan oo dul istaagay waanw aanta IGAD ee ku aaddan dagaalka dalka Su ud aan, taas oo dowladda Soomaaliya ay ka mid tahay xubnaha ku howllan xal u helista dagaalkan ee heer IGAD.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay mowqifka joogtada ah ee Soomaaliya ay ka taagan tahay dagaalka dalkaas, kaas oo ku saleysan casharkii shacabka Soomaaliyeed ay ka barteen burburkii dowladnimada, waxa uuna tilmaamay in Suudaan shacab iyo dowladba ay abaal weyn ku leeyihiin dadkeenna Soomaa liyeed.

Wasaaradda waxbarashada oo mar kale qaadaneysa saddex kun oo macallimiin cusub ah

Wasiirka wasaaradda waxbarash adda, hid daha iyo Tacliinta sare ee XFS Md. Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa uga mahadceliyay Xukuumadda iyo lab ada Golle ee Barlamaan ka Soo maali ya kor dhinta qoontada miisa ani yadda wasaaradda waxbarashadda oo qor shaheedu yahay baahi nta, horumari nta iyo tayeynta waxbarashadda dalka

Wasiirka Faarax Sheekh Cabdiqaa dir ayaa sheegay in qorshaha wasaar adda ee billawga sanadka 2024-ka uu yahay in la qaato saddex kun (3,000) oo macallimiin cusub ah , si loo baahiyo waxbarashadda dalka ee sida weyn ub adkeennu baahida weyn ugu qaba an.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo la horgeeyay masuul hore oo loo haysto inuu Shabaab ku biiray

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmooyinka Hodan iyo Xamarwayne, Abuukar Saalax Maxamuud (Afrax), ayaa Shalay la horkeenay maxkamad da ciidamada qalabka sida ee Soom aaliya.

Abuukar Afrax ayaa lagusoo eed eeyay in uu katirsan yahay kooxda Alsh abaab, islama rkaana uu shirqoolo u adeegaya Shabaab ka fuliyay magaala da Muqdisho.

Xeer ilaaliyaasha maxkamadda ciida mada ayaa sheegay in Abuukar uu ah aa nin

aaminsan fikirka Shabaabni ma da isagoo xil ka haya maamulka gob olka Banaadir. Waxay bee niyeen in lagu qasbay wareysi uu ku sheegayo in uu ku baxay dowladda, kuna biirayAlsha baab.

Eedeymaha loosoo jeediyay waxaa sidoo kale kamid ah, inuu Muqdisho ka dhoofin jiray, kana soo dajin jiray xubno katirsan kooxda Alsh abaab, isagoo isticmaalaya shaatiga dowladni mada.

Waxaa kaloo lagu eedeeyay inuu dad uu tashkiiliyay u diray dhinaca Alshabaab.

Abuukar Afrax ayaa isna maxkama dda kasheegay in uusan waligiis Sha baab kamid noqon.

Wuxuu sheega y inuu iskusoo dhiibay dow ladda markii ay Alshabaab sii daayeen wareysi uu sheegay in laga qaaday mar la afduu btay.

Qareenadiisa waxay sheegeen in codka laga duubay uu ahaa mid uu nafsadiisa ku badbaadsanayay.

Waxay sheegeen in Alshab aab ay beegsi ku ahaayeen ganacsi uu ku lahaa maga alada Muqdisho.

Guddoomiyaha maxkamada ayaa sheegay in maxkamaddu go’aan kasoo saaridoonto eedda loo haysto Abuukar Afrax.


Madaale oo qaabilay haweeney dadka ka yaabiyey la joogsatay jidadka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) ay aa Aqalka Dowlad da Hoose ee Xamar ku qaabilay Muwaadin Farxiya Cabdi Muudey oo muddo raadineysay sidii ay ula kulmi laheyd madaxda sare ee dalka.

"Waxaan ahay Muwaadinad iyo Hoo yo Qar an, Xaq ma u leeyahay inaan la kulmo Madax deyda, Waxaan rajeyna inay iisoo jawaabaan” ayuu ahaa boor weyn oo ay ku xardhan yihiin sawirada Madaxda dalka oo ay Muwaadin Far xiya Cabdi Muudey la joogsatay qaar ka mid ah waddooyinka Magaala da Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa Magaalada Muqdisho Md. Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) oo codsigaasi ka jawa abaya ayaa Xafiiski isa ku qaabilay Farxiya Cabdi Muudey.

Waxaa uu u sheegay in ay ka muwaadin ahaan xaq u leedahay la kulanka Madaxdeyda, waxa uuna ku dhiirageliyay in dhalinyarada sid eeda oo kale ay ku wacyigeliso garab istaaga Dowladnimada iyo ka shaqeynta Nab adda sida lagu sheegay War-saxaafa deed ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir.

Dab baabi’iyay Xaafad barakacayaal ay degan yihiin

Xaafada say-biyaano oo isku xirta Degmo oyinka Wada-jir iyo Hodan ee Magaalada Muq disho waxaa Xalay ka kacay dab xoog leh.

Dabkaan ayaa galaaftay inta badan xaafad ay dagan aayeen dad barakac aya ah kuwaa soo nolosheedana markii horaba ay aad u liida tay.

Dabka waxaa la sheegay inuu dhal iyay Koronto wuxuuna qabsaday guri kaasoo sii gaa rsiiyay xaafada barakac ayaasha.

Kooxda Gurmadka degdega ee Dab-damiska Gobolka Banaadir ayaa goobta soo ga aray iyagoona damiyay intii ay ka soo gaa reen walow xaafada ha barakacayaasba oo baco iyo baak ado ka sameysan uu dabku u nugul yahay.

Warbixinta Hay’ada Maareynta Masii booyi nka iyo Tirakoobkii ugu dambe eyay ee dhimashada

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qara nka ayaa warbnixin cusub waxay ka soo saar een xaalada dalka gaar ahaan roobabka iyo fatahaadaha wabiy ada oo dalka intiisa badan saameyn ku yeeshey hadey khasaare nafeed tahay iyo mid hantiyadeedba.

Hay’addu waxay sheegtay in ay soo food-saartay dhaqaale la ’aan,raashin badan inay hayaan ayay hay’adu cadeysay balse dhaqaalihii lagu daabuli lahaa ayay ka cabaneysaa.

"waxaan heynaa Raashin badan kuwa kal ana way noo soo socdaan balse ma heyno dhaqaalo gobalada dalka aan ku gaarsii no”ayuu yiri Agaas imaha xarunta howlgalada gurmadka deg-degga ee hay’adda SoDMA Xasan Cabdulqaadir ciise

Agaasimaha oo warfidiyeenka la hadlaayay ayaa sheegay in ay kordh een qasaraha ka dha shay daadadka El-Niño.

islamarkaana tira koobka ugu danbeeya ee dhimashada hada ay mareyso 118 ruux kuwaa soo guud aha an goboalda dalka ugu geeriy oodeen roobabka

Sidoo kale Agaasime Xasan Cabdulqaadir ciise wuxuu carabka ku dhugtay in fatahadu saameysay 2.5 Milyan ruux halka ay baraka ceen 1-milyan ruux.

"waxaa gar-gaar gaarsiiyay 170 kun ruux inaga iyo Hay’ado kale oo samafalka bixiya ”ayuu yiri Agaasime Xasan Cabdulqaadir ciise.

Ergayga Madaxweynaha JFS ee arri maha Macawisleyda oo la hadlay Boqolaal ka tirsan ciidankaasi

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali jeyte Cismaan oo Boqolaal ciidanka degaanka kula hadlayay de egaanka Baardheere ee gobolka Hiiraan ayaa ciida mada faray in la dar-dargaliyo howlga llada ka dhanka ah khawaarijta

Cali jeyte ayaa ciidanka u sheegay in ay ku filnaadaan oo cadawga ka difacaan degaannada kati rsan gobolka Hiiraan, hal ka meelaha ay ku dhuu maaleysanayaan khawaarijta ay tahay in laga sifeeyo si bulshada gobolka u hesho amin buuxo

"Waxaan rabaa in aad Hiiraan ku filnaataan oo khawaarijta la dagaalanta an si bulshadu u hesho xornimmo ay ku noolaadaan”sidaa ayuu yiri Cali jeyte.

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arr imaha Macawisleyda ayaa sidoo kale ciidanka u sheegay in ay u diyaar garowaan howlgal ka duwan kuwii hore oo cadawga looga xoreyn ayo degaannada iyo guud ahaan dalka, isagoo faray in meel walba ay ku baacsdaan khawa arijta,si bulshada looga dulqaado dhibaatada ay mudda da dheer ku hayeen.

"Meel kasta oo ay galaan argagixsa da.waa in aad uga daba tagtaan si aan uga guleeys anno, haddii kale anageey nagu soo laabana yaan”ayuu markale yiri Cali Jeyte Cusmaan

Dhanka kale Taliyaha ururka 8aad guutada 18aad ee Gorgor Maxamed Cali Hilowle oo isna la hadlay ciidanka ayaa yiri:-waxaan rabaa guusha aad ku fadhisaan in aad difaacataan Shalay barriga Hiiraan waa xor waxaan rabaa in aad caqiidada adkeeysanno oo aan khawarij ka adkaano

Waxaa uu sidoo kale ciidnka ku dardaarm ayaa in ay qabtaan kuwa cad awga taleefa nnada u diraaya ee wax u jaa juusaaya

Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaan ka ayaa howlgallo lagu baacsanayo khawaarijta kawada deegaanno badan oo katirsan goboll ada Hirshabeelle Gal mudug, Koonfur Galbeed iyo Jubba land halkaas oo cadawga khasaara xoo ggan lagu gaarsiiyay.

Guddoomiyaha G/Hiiraan oo gaaray Jalalaqsi

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin sufuroow oo aay wehliyaan masuuliyiin ka’tirsan maamulka Gobalka Hiiraan ayaa gaa ray Degmadda Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan oo kamid ah meelaha aay sida daran u saameysay fatahaadaha ku dhuftay Gobalka Hiir aan.

Xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeele ayaa sidoo kale safarka qeeyb ka ahaa mida as oo aay ku wehliyaan hay’addaha samafalka ee caalamiga si loogu Kuur galo xaalada ka taagan Magaalada Jalalaqsi .

Gudoomiyaha Gobalka HiiraanCabdullaahi Axmed Maalin sufuroow waxuu wadaa Dadaaladii ugu Dambeey ey ee loogu guurgalayo laguna sama tabixinayo guud ahaan xaaladaha ka taagan Degmooyinka Gobalka Hiiraan oo meelo badan oo kamid ah uu ku fatahay wabiga shabeelle.

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo gudiga Gurmadka fatahaadaha dowlad da Hirshabelle ayaa wado Xaqiijinta iyo samatabixinta bulshada midaas oo Wajahayo xaalado culus oo daran.

Maraykanka oo horistaagay xabbad-joojin laga sameeyo Gaza

Mareykanka ayaa codka diidmada qayaxan ku horistaagay xabbad-joojin laga hirgaliyo dhulka Gaza,taas oo uu soo jeediya Xogha yaha Guue ee Qaramada Midoobay Antonyo Gutares.

Diidmada Mareykanka ayaa timid xilli maal intii Dorraad Golaha Ammaanka uu u fariistay kulan looga hadlaayey arrimaha Gaxa iyo sida loo helo karo xabbad-joojin.

Falastiiniyiinta ayaa Mareykanka ku dhaleeceeyay inuu horistaagay baaqii xabad joojinta ee ka yimid Qaramada Midoobay,wal oow ay jiraan cadaadis sii kordhaya oo ku aadan sidii loo badba adin lahaa dadka reer falastiin eek u sugan Gaza

Duqeymaha Israa’iil ee Gaza ayaa sii soc da, iyadoo tobaneeyo la sheegay inay ku dhint een weerarrada Khan Younis ee koonfurta Gaza, waxaana WFP ay sheegeen in Falastiin iyiinta bar akacay ay ku nool yihiin waddooyin ka Gaza iyaga oo aan helin cunto iyo sah ay kale oo muhiim ah.

Ugu yaraan 17,487 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza tan iyo Oktoobar 7. Israa’iil, tir ada rasmiga ah ee dhim ashadu waxay maray saa 1,147.



MAXAY LIX QOYS OO SOOMAALI AH U DACWEYNAYAAN ISKUUL MARAYKANKA KU YAALLA OO ILMAHOODA DHIGTAAN?


DOODA ISKOOLADA MINNESOTA

Waalidiinta lix qoys oo Soomaali ah ayaa u wakiishay shirkad sharci oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, dacwad ka dhan ah iskuul ada St. Louis Park, iyaga oo dalbanaya in caru urtoodu aysan qayb ka noqon fasalada lagu baranayo dhaqan liddi ku ah diintooda.

Qareenadaan ayaa qoraal u diray guddiga dugsiyada St.Louis Park iyo kormeeraha KMG ah ee dugsiga, iyagoo ku wargaliyey inay qaadi doonaan dariiq sharci ah, hadii aan loo ogolaan waalidiinta iyo caruurtoodaba xaqa ay u leeyi hiin in aysan xaadirin fasaladaas.

Machadka First Liberty Institute, oo u dooda xoriyadda diinta ayaa sheegay in ay warqad u direen iskuulka 2-dii November, taas oo lagu sharaxay mowqifka islaamka ee arimaha ku sa absan dadka isku jinsiga ah ee wax iska doona.

ISKOOLKA ST.LOUIS PARK

Waxaa kale oo warqadaas ay sheegeen in ay ku cadeeyen eedaymo ku saabsan ku xad gudubka dastuurka Maraykanka, Sharciga Minnesota iyo siyaasada deg mada St. Louis Park - iyaga oo isticmaalaya qodobo u danaaniya xu quuqaha aasaasiga ah ayay sheegeen inay warqadaas u direen iskuulka.

Warqaddu waxay sheegeen in ay dalba nayso in degmadu siiso ogaysiis hore waalid iinta iyo fursad ay ardayda uga reebaan buuga agta ama wada sheekeysiyada fasalka ee ku saabsan arrimaha ay cawdeen.

Waxay kaloo ka codsanaysaa degmada in lagu daro ugu yaraan hal waalid oo Soomaaliy eed oo Muslim ah guddi kasta oo dib u eegis ku sameeya manhajka waxbarashada.

"Macallimiinta iyo maamulayaashu waxay mas'uul ka yihiin inay la shaqeeyaan waalidiinta si ay u hubiyaan waxbaridoodu iyo ixtiraamka qiyamkooda, xorriyadda diinta, iyo xuquuqda damiirka ee dhammaan ardaydooda" ayey tiri Kayla Toney, oo ah qareenka ka tirsan Machad ka First Liberty Institute.

Horaan waalidiinta ayaa ka banaanbaxay arintaas, lakiin Ilaa hadda mudaaharaadyadaas ma dhalin tallaabo sharci ah. Ma cadda waxa horudhac sharci ah oo la sii ogyahay inta kiiska St. Louis Park uu ka soo baxayo maxkamadda.

Machadka oo wakiil uga ah waalidiinta St. Louis Park kiiskaan, ayaa ku dooday dhowr qo dob oo xorriyadda diinta ah oo la horgeeyay Maxkamadda Sare ee Mareykanka.

Kiis heer sare ahaa oo dhowaan maxkam adda ka soo dhamaaday, shirkaddu waxay mat ashay tababare kubbadda cagta dugsiyada sa re oo rabay inuu ardaydiisa u sameeyo duco in ta lagu jiro ciyaarta kubbadda cagta; Maxkam ada sare ayaa ugu danbeyn la safatay maca linka.

Agaasimaha Isgaadhsiinta ee degmada Ra chel Hicks ayaa sheegtay in degmadu ay raaci doonto siyaasa daheeda iyo habraaceeda shar ciga ah, taasoo u oggolaanaysa qoysaska inay raadsadaan manhaj kale iyo fasalo kale.

Doodaan haatan ka taagan iskoolka St. Lo uis Park ayaa noqonaysa ugu yaraan markii saddexaad ee laba iyo tobankii bilood ee la soo dhaafay dhexmarta qoysas muslimiin ah oo ka dhiidhiya manhajkooda waxbarahsada iyo isk uulkaan. Xubin kamid ah guddiga masuulka ka ah isuulkaan, ayaan kulan rasmi ah oo ka dha cay iskuulka ku eedeysay qaar kamid ah waali diinta in aysan 'samir u lahayn' waxyaalaha qaar.

Ardayda ma lagu qasbi kaara qorshahaan?

Qoraal uu machadka First Liberty Institute soo saaray ayaa muujinaya in dowladu aysan ku qasbi Karin ardayda Masiixiyiinta, Yuhuuda, Muslimka, ama Hinduuga inay isticmaalaan magac-u-yaalo ka horimanaya diintooda, ama aan ahayn kuwa jir ahaan dadka loo siiyo.

Sidaas oo ay tahay qoysaska ka soo jeeda caqiidooyinka kala duwan ayaa si qoto dheer uga walaacsan in lagu xad-gudbo xaquuqaho oda diineed ee caruurtooda iyo xuquuqda hadal ka xorta ah.

First Liberty waxay xaraysay warbixin koob an oo ay uga wakiil tahay qoysaska diidan arim ahaas kuwaas oo maxkamada ay u gudbiyeen.

Isbahaysiga Yuhuudda, Hinduuga iyo Islaa mka ayaa kiisas arintaan ku saabsan u gudbi yey Maxkamadaha, hase yeeshee kiisan wax ka badalkiisa kowaad ee waxaa eegaysa max kama da racfaanka Maraykanka, iyada oo go' aamin doonta haddii siyaasadda dugsiyada dad waynaha ee ku khasabta carruurta inay ku hadl aan magacyo iyo magac-u-yaal khilaafsan dami irkooda ay tahay mid jebinaysa xoriyadaha aasaasiga ah.

Maxkamadda Sare waxa laga yaabaa inay u baahato inay wax ka qabato arrimahan si loo hubiyo in degmooyinka dugsiyadu raacaan Das tuurka, iyo inay hubiso in arday kasta iyo wa alidka xorriyaddooda diineed iyo xorriyadda had alka la ilaaliyo, iyada oo aan loo eegin hal ka uu asal ahaan ka yimid.XIGASHO:-BBC

Maxkamad kutaal Turkiga oo soo saartay amar lagusoo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya

Turkiga ayaa ogaaday in wiil uu dhalay mad axweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud uu ka baxs aday dalka Turkiga ka hor inta aysan maxkamad Turki ah soo saarin xayira ad caalami ah oo dhan ah socdaalkiisa.

Xafiiska dacwad oo ga ha magaal ada Istan bul ayaa baxsashada eedey ns aha kadib, wux uu soo saaray waaran maxkamadeed oo lagusoo xirayo eede ysanaha, iyadoo loo marayo bool iiska adduunka ee loo yaqaano Interpol.

Wiilka adaxweynaha Soomaaliya, Maxam ed Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa loo haystaa geerida muwaadin u dhashay dalka Turkiga, oo ku dhintay shil gaari oo uu ku galay magaalada Istanbul, 30kii bishii hore ee November. Maxk amadda soo saartay xayiraad da lagu soo rog ay Maxamed Xasan Sheikh Maxamuud Dec. 7, ayaa ogaa tay inuu eedeys anaha ka baxsaday Turkiga Dec. 2, kahor intaan lagusoo rogin xayir aada safarka. Duqa magaalada Istanbul Ekrem İmamoğlu ayaa dhaleeceeyay baxsash ada uu Turkiga ka baxsaday eedeysa naha, wuxuuna sheegay inay tahay mid nasiib darro ah oo xad gudub ku ah ilaalinta xuquuqda mu waadiniinta dalk iisa.

Warar aan si dhab ah loo xaqiijin Karin ayaa sheegaya in wiilka madaxw eynaha Soom aaliya uu u baxsaday dalka Imaaraatka Cara bta.

5,000 oo askari oo laga dhaawacay Ciidamada Israel (2,000 ayaa naafo noq day)

Ugu yaraan 5,000 oo ka mid ah Ciidanka Difaaca Israel ayaa lagu dhaa wacmay daga alka Ciidamada Israel iyo Xoogaga Xamaas ku dhexmaraya Marinka Gaza.

2,000 oo ka mid ah ciidamadaasi ayay Wasaar adda Gaashaandhigga Isra el u aqoonsatay inay naafo yihiin, sida ay sheegtay Warbaahinta Israel.

Wargeyska Yedioth Ahronoth ayaa Sabti dan sheegay in Waaxda Daryee lka Ciidamada ee Wasaaradda Difaaca Israel ay maalin kasta diiwaangeliso dhaawacyada ku dhawaad 60 ka mid ah askarta, taas oo ay ku xisaabtam aan Saraakiisha Ciidamada iyo ciidanka kale kay dka ah, oo aanay ku jirin ciidanka caadiga ah.

Madaxa Waaxda Baxnaaninta ee Wasaa radda Difaaca Israel, Limor Luria ayaa sheeg tay in 58% askarta dhaawacantay ay ka burbureen lugaha iyo gacmaha.

"Weligay ma aanan la kulmin tan oo kale.” Ayay Limor Luria u sheegtay Wargeyska maali nlaha ah ee Yedioth Ahronoth.

Waxay sheegtay in 12% ay askarta ka dhaa wacmeen xubnaha uur ku jirta, sida beerka iyo kelyaha.

"Qiyaastii 12% dhaawacyada waa gudaha oo ka kooban beeryarada, kelyaha iyo dillaaca xubnaha gudaha.” Ayay tiri Limor Luria.

Waxa ay intaasi ku dartay "Qiyaastii 7% waxay la ildaran yihiin murugo nafsi ah, tiro aan ognahay ayaa si aad ah kor ugu kici doonta.”

Wakaaladda Wararka Israel ee KAN ayaa Arbacadii sheegtay in boqolaal ka mid ah Ciid amada Israel ay dhaawacyo daran ka soo gaar een indhaha, isla-markaana ay qaarkood lumi yeen aragga indhaha.

Taliska Militariga iyo Maamulka Israel ayaa lagu eedeeyay in ay qarinayaan xogta khasaa raha ciidamada ka soo gaaraya dagaalka, iya doo Warbaahinta madaxbannaan aysan xitaa shaacin macluumaadka ku aaddan tirada dhi mashada ee ciidamada, si loo ilaaliyo mooralka shacabka.

Afhayeenka Militariga Israel, Daniel Hagari ayaa Isniintii qiray inaanan si dhakhsi ah lagu soo afjari karin Xoogaga Ururka Xamaas, mar ka aad eegto sida uu dagaalku u qaraar yahay.

Duulaanka Ciidamada Israel ee Gaza oo galay bishiisii 3aad ayaan la ogayn muddada ay sii wadi karaan.

Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netan yahu ayaase ku hanjabay in dagaalku uu sii socon doono, illaa iyo inta ay ka takhalusayaan Xoogaga Xam aas.

Dagaalkan ayaa noqonaya kiisii ugu waxye elada badnaa ee Ciidamada Israel ka soo gaara dagaal ka galaan Bariga Dhexe, tan iyo aasaaskii ee Dowladnimada Israel.



GURYAHA AY RWANDA U DIYAARI SAY MUHAAJIRIINTA AY MUSLIMI INTU KA MID YIHIIN EE UK LAGA SOO CELINAYO


Rwanda Toddobaadkan, Rwanda ayaa ud ub-dhexaad u ahayd dood ka dhex taagneyd siyaasadda UK oo ku aaddan inuu shaqeyn karo isku daygii ugu dambeeyay ee dowladda ay ku dooneyso in qaar ka mid ah magan-galyo doonka la geeyo dalkan Bariga Afrika ku yaalla. Balse sidee ayay dadka Rwanda u arkaan bar naamijkan, waana sidee guryaha loo diyaariyay muhaajiriinta?

Deegaanka ay ku yaallaan guryahan Hope Hostel waa meel doog ah.

Qolalkeeda ka kooban 50-ka si joogto ah ay aa loo nadiifiyaa, suuliyo iyo dacas ayaa loo sii diyaariyay dadka aan weli imaan. Waxay ku ya allaan deegaanka qurxoon ee Kagugu oo ka tirsan caasimadda Rwanda ee Kigali, aqalka madaxtooyada waxaad ka daaw an kartaa balakoonnada qolalka.

Waxay hoy u ahaan jirtay dadkii ka badba aday xasuuqii dalkaas ka dhacay 1994, oo ilaa 800,000 oo qof ay gowrac een xagrijiintii qow miyadda Huutuuga oo beegsanayay kuwa Tuut siga ee laga tirade badnaa.

Sanadkii lasoo dhaafay, ayaa lasoo jeediyay inay martigeliso maganglyo-doonka laga soo cel inayo Britain.

Waxay leedahay 50 qolal ah waxayna qaadi karaan ilaa 100 qof.

Qur’aan iyo salliyada lagu tukado ayaa ku diyaarsan qol walba.

Ismail Bakina, oo ah maamulaha guryahan, ayaa sheegaya in loo sheegay in qaar badan oo ka mid ah dadka cusub ay ahaan doonaan Musl imiin kasoo jeeda Bariga Dehexe ayna doonayaan inay gutaan waajiba adkooda diimeed.

Dhammaanba calaamadaha ku xardhan hareeraha guryaha waxaa lagu qoray luqadaha Ingiriiska iyo Car abiga.

Maqaayadda waxaa ku dheggan boor ay ku qoran tahay Xalaal. Labo qol oo lagu tukado ee ku yaalla daba qyada korkooda waa meel qurx oon oo laga daawan karo buuraha cagaar an ee Kigali. Rwanda

Qeybta soo dhoweynta oo isu diyaarin aya mart ida ugu horreysa Sha qaalaha BBC ayaa booqday guryahan sanad kahor iyadoo loo diyaarinayay inay qaa bilaan dadka ugu horreeya ee laga kee nayo UK. Haatan, sanad iyo bar kaddib, weli waa cid lo.

Waxay qeyb ka yihiin waxa aan haatan ogn ahay ee £240m ($300m) oo ah bixisay UK qey bna ka ah heshiiska dib u dejinta magan-galyo doonka ee ay la gashay Rwanda.

Qaxootiga ayaa lakala dooransii doonaa inay sii joogaan Rwanda amaba dal kale dib u dejin loogu sameeyo. Weriye Providence Uwa se oo 25 jir ah way ku faraxsan tahay arrintan waxayna u maleyneysaa in heshiisku uu u wan aagsanaan karo Rwanda. "Lacag ayaa lagu harqiyay dalka. Xusuusnow UK waxay hore u bixisay qeybtii ugu horreysay, taasoo gacan ka geysan karta koboca dhaqaalaha halkan," ayay u sheegtay BBC.

"Xaqiiqda ah in Rwanda ay aqbaleyso mag an-galyo doonka, waxay wax ka beddeli kartaa fekerka taban ee laga qabo dalkan."

Balse qof walba oo kale kuma raacsa ra’yig an. Rwanda

Xoghayaha Arrimaha Gudaha UK James Cleverly iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Rw anda Vincent Biruta ayaa sheegay in dalalkooda ay iskaashi samey steen

Qaar badan oo ka mid ah dadka aan la had alnay ma aysan cambaareyn dowladda. Wax ayse ka walwalsan yihiin inay jiri karaan caqab ado maadd aama dalkan ay kooxaha xuquuqda aadanaha ku cambaareeyeen inuusan oggol eyn xoriyatul-qowlka.

Nin 42 jir ah oo maqaayad ku leh Kigali, oo BBC la hadlay isagoo qariyay magaciisa, ayaa sheegay inuu ka shak isan yahay in barnaam ijkan uu dalka ka faa’iidi karo iyo in kale.

"Waxaan filayaa inay labo dhinac leedahay.

"Dhanka wanaagsan, haddii dadkan halkan la keeno, muddada dheer… waxaan noqon do onnaa dad dhaqamo kala duwan la qabsaday. Balse dhanka kale waa in dalkan uu yar yahay, dal ciriir ah oo aan fursado badan laga helynin. Maxaa ku dhici kara haddii ay ajaanibta halkan yimaadaan si ay ugu tartamaan isla fursad ahan?"

Sidoo kale ma cadda in haddii sharc igan cusub lagu meel mariyo Westmi nster, uu mu ddo ku sii jiitami doono maxkamadda.

Bishii lasoo dhaafay Maxkamadda ugu Sarr eysa UK ayaa makrii hore barnaamijka xukm isay inuu sharci darro yahay iyadoo ku saley say inaan la hubin karin in Rwanda ay tahay dal saddexaad oo ammaan ah oo la geeyo mag an-galyo doon nugul.

Victoire Ingabire oo ka tirsan muca aradka ayaa arrintaas ku raacsan.

"Waxaan la yaabay in dowladda Britain ay dooneyso inay hore u riixdo heshiiskan. Waxay saxiixeen heshiis cusub, balse sida ka muuqata taarii khda xuquuqda aadanaha Rwanda waxay ka mid tahay dhibaatooyinka ay carrabaabtay Maxkamadda ugu Sarre ysa. Haddii arrimaha xuquuqda aadan aha aanan lasoo hadal qaadin waxaan filayaa in heshiiskan uu wajihi doono caqabad kale oo sharciyeed," ayay tiri.

Dowladda Rwanda ayaa sheegtay in iyada iyo UK labadaba ay muhiim u ahayd in iska ahsigooda uu ku saleys naado Meesha ugu sar reysa ee shar ciga caalamiga ah.

Waxay sidoo kale ka falcelisay sida loogu tilmaamay dal aan ammaan ahayn, iyadoo sheegtay in lacagta ay bixisay dowladda UK loo adeegsan doono hubinta in magan-galyo doonka loo dirayo Kigali si fiican loo daryeelo.

Shir jaraa’id oo Xoghayaha Arrima ha Gudaha UK James Cleverly uu Talaadadii ku qabtay Kigali, goobjoo gna uu ka ahaa wasiirka arrimaha diba dda Rwanda Vincent Biruta ayaa wuxuu ku sheegay in dalkiisa uu taariikh dheer u leeyahay soo dhoweynta qaxootiga caalamka ka imaanaya, oo ay ku jiraan kuwa Afrikaanka ah eek u xann ibnaa Libya haatanna ay ku sugan yihi in Rwanda si loo eego kiisaskooda mag angalyo doonka.

Wuxuu ka hadlayay xerada ku meel gaarka ah ee Gashora, oo aan booqannay Khamiistii oo cimiladu ay aad u kululeyd.

RwandaBerenice Nonga oo kasoo jeedda Ca meroon ayaa sheegtay in Rwanda uu dal wan aagsan u yahay qaxootiga balse ay dooneyso in dib u dejin loogu sameeyo Mareykanka

Berenice Nonga oo 42 jir ah waxay ka mid tahay dadka deggan Rwanda.

Halkan way ku faraxsan tahay, balse Marey kanka ayay dib u dejin ka codsatay. Codsigee da way ku guuleysa tay waxayna rajeyneysaa inay dhaqso u tagi doonto dalkaas.

"Rwanda dhabtii way fiican tahay, waxay hoy u tahay dhammaanba qax ootiga, si fiican bay noo daryeelaan. Balse maaddaama aanan ku talogelin inaan nolosheyda ku dhammeysto Rwanda, taasi waa sababta aan u doonayo in meel kale dib u dejin la iigu sameeyo si aan cunuggeyga ugu sameeyo nolol wanaagsan."

Iyada maaha keligeed. Ku dhowaad 2,000 oo qof oo la geeyay xerada Gash ora tan iyo in tii la aasaasay sanadkii 2019, midkoodna ma d oonayo inuu joogo Rwanda marka la weydiiyay, wax ayna doonayaan in dal kale la geeyo.

XIGASHO:-BBC

Costa Rica oo qabatay nin looga sha kisan yahay inuu katirsan yahay kooxda Al-Shabaab

Masuuliyiinta amniga Costa Rica ayaa shee gtay inay gacanta ku dhigtay nin looga shaki san yahay inuu ka tirsan yahay kooxda Alshaba ab, kaasoo lagu magacaabo Cali Cabdinuur Axmed.

Ninkaan oo la xiray 30-kii bishan November, ayaa la sheegay inuu ku sugnaa agagaarka xarunta daryeelka ku meel gaarka ah ee dadka soogal ootiga ah (CATEM) ee aagga koonfu reed ee dalka Costa Rica, oo qiyaastii 10 km u jirta xudduudda waddanka Panama.

Mas’uuliyiinta Costa Rica ayaa she egay in ay digniin caalami ah ka heleen Xafiiska Baar ista Federaalka ee Marey kanka (FBI) ee Mare ykanka, sida uu sheegay Wasiirka Amniga Mario Zam ora."Ninkan waxaa si caalami ah loogu raadina yaa kamid ahaanshihiisa koox aha argagixisa da," ayuu yiri Zamora.

Dowladda Costa Rica ayaa shee gtay, in Cali Cabdinuur Axmed loo ware ejiyay magaala da San José "isagoo la marsiin doono nidaam masaafurin ah. Ninkaan ayaa lagu tuhunsan yahay inuu kamid ahaa boqolaal muhaajiriin ah oo ka yimid Panama, kuna sii jeeday dalka Mar

eykanka.



SIDA AFKEENNU WAX UGA SHEEGO CAAFIMAADKA JIRKEENNA


AFKA IYO CAAFIMAADKA

Markaad u tagto dhakhtarka ilkaha, waxaad caadi ahaan ka fekere ysaa inaad daryeesho ilkahaaga, adigoo afkaaga intiisa kale dib ugu celinaya hilmaan.

Laakiin waxaa laga yaabaa inaad weydo macluumaadka qiimaha leh haddii aad sameyso in caafimaadka afkaagu uu noqon karayo mid si sah lan looga ogaan karo sida sax ah oo tilmaamaya waxa ka dhacay jirkaa ga intiisa kale.

Intaa waxaa dheer, ilaalinta caafimaadka afka ee wanaagsan waxay noqon kartaa furaha marka ay timaaddo in jidhkaaga lagu ilaaliyo xaalad wanaagsan.

Prof Nikos Donos oo ah agaamismaha cilmi-baarista machadka ilka ha ee Jaamacadda Queen Mary ee London ayaa ka jawaabay su'aalo ay weydiiyeen guddi ka tirsan BBC's The Evidence, "kaas oo ay ku weyd iinayaan: 'Ma iska indha tiraysaa kaaga, isha hadday dhiigi lahayd, max aad u ilduufi ciridka markuu dhiigbaxo. Waxaa jira dad nolosha la ma ra cudur cirrid daran oo aaminsan inay caadi tahay sida uu shegay.

Waxaa jira caddeymo badan oo si gaar ah ula xiriira cirridka ama periodontitis oo leh sonkorowga iyo cudurrada wadnaha, waxaana jira daraasado badan oo dheeraad ah oo hubinaya caafimaadka afka wan aagsan.

"Markaan ka hadlayno xiriirka iyo xiriirka ka dhexeeya cudurrada dab a-dheeraada ee kala duwan iyo qaybaha kale ee jirka ee afka, waxaan aragnaa in uu jiro baahsanaanta cirridka," ayuu yiri Prof Donos

Wuxuu intaas raaciyey in cudurka cirridka uu yahay cudurka lixaad ee ugu caansan bani'aadamnimada, oo ay la nool yihiin ku dhawaad 1.1 bily an oo qof oo u dhiganta ilaa 11.2% dadweynaha adduunka.

Cudurrada cirridka

CUDURKA KU DHACA CIRIDKA

Rugta Mayo Clinic ee Maraykanka waxay ku qeexdaa cudurka cirridka, ama periodontitis, inuu ya hay infekshan halis ah oo cirridka ah oo sa ameeya unugyada jilic san ee ku wareegs an ilkaha.

Daaweyn la'aan, periodontitis waxay burb urin kartaa lafta taageerta ilkahaaga taasoo keenaysa inay dabcaan ama ay dhacaan. Waxaa ka mid ah cala amadaha suurtagalka ah, cirridka oo dhiig baxaya, casaan ama xanuun ama ur xun oo joogto ah.

Laakiin wixii ka dambeeya dhaawaca ay afkaaga u geysan karto, waxaa jira caddeymo ku filan oo ku xiran cudurka ciridka iyo nooca 2aad ee ah sonkorowga.

"Xaqiiqdii, waxaan hadda ka hadleynaa xiriirka labo jiho," ayuu yiri Donos, "taas oo macnaheedu yahay in bukaannada qaba cudurka perio dontal ay halis sare ugu jiraan inay qaadaan cudurka macaanka iyo bukaannada qaba cudurka macaanku waxay sidoo kale yeelan doonaan cudurro periodontal ah.

Xidhiidhku waa mid aad u dhow oo ay jiraan daraasado xaqiijinaya in daryeelka afka ee wanaagsan ee dadka qaba nooca 2aad ee sonkoro wga ay gacan ka geysan karto xakameynta cudurka guud ahaan, si sah lan oo aan lahayn waxyeellooyin waaweyn. "Daraasad aan sameynay dhowr sano ka hor ayaa muujisay in haddii aad si caadi ah u daaweyso cudurka periodontal iyada oo aan la helin faragelin qalliin waxaa jiray xakameynta dheef-shiid kiimikaadka ee bukaannadan, horumar weyn oo la sii waday ku dhawaad 12 bilood," ayuu yiri Donos.

Waxa kale oo ka qaybqaatay guddiga BBC Dr. Graham Lloyd Jones, oo ku takhasusay shucaaca cusbitaalka Salisbury ee Boqortooyada Ing iriiska, kaas oo xaqiijiyay in xidhiidhka ka dhexeeya afka iyo macaanku uu macno samaynayo. "Waa inaan u aragnaa afka sida xubin difaac ah, haddii la carqaladeeyo, waxaa jiri doona hababka bararka, oo ay ku jira an bakteeriyada sida caadiga ah ku nool afka laakiin u gudubta qaybaha kale ee jirka, kuwaas oo ku lug leh,” ayuu dhakhtarku sheegay.

Afka ilaa wadnaha

AFKA IYO CAAFIMAADKA

Nooca 2-aad ee sonkorowga ma aha cudurka kaliya ee la xiriira cirridka sababtoo ah bakte eriyada periodon titis-ka, waxay ku socotaa jidhka iyada oo loo maraysa habka dhiig ga, waxay ku dambayn kartaa inay saameyso wadnaha.

Waxaa kale oo jiri kara kiis caab uq ah oo imaan kara marka difaaca afku hooseeyo ama isticmaalka daro ogada awgeed waa endoca rditis.

"Nasiib wanaag waa cudur naadir ah," ayuu yiri Dr Lloyd-Jones, "laa kin waa cudur la kala qaado oo noolaha afka ku jira qaarkood ay ka bax aan xakameynta oo saameeya unugyada gudaha ee wadnaha."

"Waxaa cad in dariiqan anatomical ee afka, oo leh cudur-sidaha u soo baxa jirka intiisa kale, ay tahay wax dhab ah. Waqti ka dib, bakteeri yadan xad-dhaafka ah ee ka gudubta xannibaadda jireed ee afkeenna waxay gaartaa jirka intiisa kale iyada sii maraysa dhiiga qulqulaya kaas oo keeni kara cudurro ama ka sii daraan xanuunada jira ayuu intaas ku daray dhaqtarku.

Xiriirka garashada iyo gowsaha

GARASHA IYO ILKAHA

Inkasta oo caddayntu aanay ahayn mid adag sida xaaladihii hore, wa xaa jira cilmi-baarayaal qaarkood oo bilaabay inay daaha ka qaadaan wa xa noqon kara xiriirka ka dhexeeya bakteeriyadan iyo hoos u dhaca gara adka ee gabowga.

Mid ka mid ah dadkaas waa Dr. Vivan Shaw, oo ka tirsan jaamacadda Cambridge, waxay xaqiijisay in daraasad deeda ay ku ogaatay in dadka da'da ah ee gaabowda 21 ama ka badan ay hoos u dhacaan garashada marka loo eego kuwa yar.

"Inkasta oo caddayntu ay aad u dhowdahay, waxaan dh ihi karnaa haddii aad leedahay nooc ka mid ah cillad xagga garashada ah oo aad lumiso karti-xirfadeed, awooddaada inaad cadaydo ama xoq do ilkahaaga ayaa laga yaabaa inay saameyso. Waxay sidoo kale la xiriir taa arrin nafaqo: haddii aad leedahay ilko yar, waxaad hubaal ahaan yeea n doontaa nafaqo ka sii xun, taas oo keenta hoos u dhac weyn oo garashada," ayey tiri Shaw. Professor Donos, xiriirka ka dhexeeya afka iyo hababka kala duwan ee jirka ayaa kaliya muujinaya muhiimada ay leedahay ka hortagga cudu rka periodontal marka hore.

Daryeelka afka AFKA IYO CAAFIMAADKA

Dhammaan cudurrada afka waa laga hortegi karaa, ilaa xad, waa la daweyn karaa marka laga reebo kan sarka, taas oo ah sheeko gebi ahaanba ka duwan sida uu sheegay dhaqtarka Donos. Khabiirkan ayaa intaa u daray in caafimaad wanagsan oo afk ay fure u tahay in dadku helaan nidaam caafima ad oo wanaagsan.

Dhaqtar Lloyd-Jones wuxuu soo jeediyey muhiimada ku jira in laga fakaro afka maadaamada sida uu sheegay tahay difaac u baahan in la daryeelo. XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip