TACSI TIIRAANYO LEH LOO DIRAYAO QOYSKA REER JIMCAALE CIGALLE OO UU KA GEERIYOODAY SALAAD SHAATAAR

0
Friday December 01, 2023 - 07:22:12 in Wararka by
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH LOO DIRAYAO QOYSKA REER JIMCAALE CIGALLE OO UU KA GEERIYOODAY SALAAD SHAATAAR

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

 TACSI TIIRAAYO LE

Cismaan Xuseen Ow Axmed Muuse Maxamed Cismaan [Kiimiko} {Waryeel}, Maxamed Xuseen Ow Axmed {Suufi}, Maxamuud Maxamed Cilmi {Maalyo}, Aadan Cabdulle Mahdi Qeyloow,C/hi Xuseen Jimcaale{C/hI Abkoow, Xuseen Maxamuud Jimcaale,X/Abkoow} Nuur Maxamed Cali {Qamadi}, Macallin Xasan, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe, C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe, C/haai Max amed Salaad {Dalle},Reer Xuseen Hadaafoow, Reer Cali Madoobe, Reer Maxamed Cilmi, Reer Xasan Ganeey, Reer Habar waay Firti, Reer Muxuddiin Rooble Cigalle, Reer Canshuur Koofile, Reer Maxamuud Ow Axmed, Reer Xuseen Ow Axmed,Reer Maxamed Jimcaale,Reer Xuseen Jimcaale Cigalle Reer Muxumud Jimcaale Cigale, Ilmo Nuurto Jimcaale Cigalle, Ilmo Aamino Jimcaale Cigalle, Ilmo Madiino Jimcaale Cigalle , Reer xaaji Geeddoow Cigalle , Reer Cigalle Gadiid Geedoow waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Reer Axed Jimcaale iyo Reer Xasan Jimcaale oo uu ka geeriyooday WIILKOODA MARXUUM MAXAMED SALAAD MAXAMUUD AXMED JIMCAALE {SALAAD SHATAAR}, oo habeenkii jimcaha soo galeysaay 30/11/2023,ku geeriyooday Xaafadda Tabbeelaha Jaceylka Degmada Boondheere ee M/Muqdisho waxan si Qaasa looga Tacsiyadeynayaa Reer Maxamuud Axmed Jimcaale {Reer Shaataar} iyo Hooyadiis Khadiijo Xasan Jimcaale Cigalle iyo Carruurteeda iyo marxuumka Xaaskiisa iyo Carruurtiisaba,

Sidoo kale Tacsi taa la mid ah loo dirayaa Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Muxuddiin Axmed Jimcale, Maryan Axmed Jimcale,Safiyo Axmed Jimcaale,Maxamed Shaataar, Daahir, Shaataar, Nadiifo Shaataar Axmed Nuur Shaataar Daa’uud Shaataar , Faadumo Xasan Jimcaale,Madiino Xasan Jimcaale,Luul Xasan Jimcaale ,Maryan Xasan Jimcaale iyo dhammaan ehelka iyo axsaabta kale Waxana Alle loogu bar-yayaa inuu naxariistiiisa janno ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadan samir iyo iimaan saad aq ah ka siiyo

INNAA LILLAAHI WA INAY ILAAHI RAAJICUUN Aamiin Aamiin Aamiin.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip