HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 7-DA DICEMBAR 2023-KA

0
Thursday December 07, 2023 - 08:24:14 in Wararka by
  • Visits: 784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 7-DA DICEMBAR 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

 

DFS oo masuuliyad wayn iska saa raysa ilaalinta hubka, ka dib markii cunaqabataynta laga qaaday

Madaxweynaha JFS Md.Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad lo ogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taa geeray goâ’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha am maanka Qaramada midoobay ay Cuna-qabataynt a hubka uga qaadeen dalkeenna, taasi oo saarn ayd muddo ka badan 32 sano.

Madaxweynaha Jamhuuriy adda oo uga mahad celiyay dha mmaan dowl adihii taageeray go â’aankan, garab istaagga ay u muujiyeen dowladda iyo shac abka Soomaaliyeed ayaa dul istaagay halgankii dheeraa ee loosoo galay gaaridda guushan dhax al galka ah, ahmiyadda goâ’aankani u leeyahay xaqiijinta Soomaaliya xor ka ah argagixiso iyo qorshaha dowladda ee ilaalinta Hubka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale ku bogaadiyay madaxdii iyo hayâ’adaha dowla dda FS ee ka qayb qaatay gaaridda natiijadan muhiimka ah isaga oo xusay in dowladdu ay si dhammeystiran u qaadanayso masâ’uuliyadda ilaalinta hubka iyo in aan loo adeegsan wax ka baxsan xoreynta dalka iyo difaaca Qaranka.

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir gudoomi yey Kalfadhiga 4-aad kulan kiisa 3-aad ee Laba da Gole ee BJFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlama anka Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Md. Sheekh Aadn Max amed Nuur (Madoobe) oo wehlinayo ku-xigee nnada Aqalka Sare ee Baarlamanka JFS ayaa shir gud doomiyay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee BJFS.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa akhrinta 1-aad ee warbixinta iyo Xisaab xirka sanad-ma aliyad eedka ku dhamaa day December 31-ka 2022, iyo akhrinta 1-aad ee Xeerka Qoondaha Miisaaniy adda 2024-ka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md. Biixi Iimaan Cige oo mid mid uga jawaabay suâ’aalaha Xildhibaann aada ayaa faafahin ka bix iyay xisaab xirka miisaaniyadii sanadkii tagey ee 2022-ka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gunnaan adka soo gabagabeeyay kulanka Shalay ee Laba da Aqal, ayaa sheegay in Xildhibaanno ka kooban 152 Mudane Golaha Shacabka ah iyo 13 Mudane oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriya dda Federaalka Soomaaliya, ay Gudd oonka u soo gudbiyen mooshin wax ka bedelka Miisaaniyada 2024-ka. Wax aana lagu wareejiyay Guddiga Odor oska Maaliyadda ee Labada Aqal.

Soomaaliya oo ku biirtay guddiga fulinta cimi ladda maaliyadeed ee Adduunka

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa si diirran u soo dhawee yay guddiga fulinta cimiladda maal iyadeed oo ka kooban lix xubnood, kadib ku biiri taan keedii. Kamid noqoshada guddiga ayaa lagu sheegay mu naa sabad wasiirka deegaanka iyo isbedelka cimilada ee Soom aaliya Marwo Khadiija Maxamed Makhzumi ay kaga hadashay ca qabadaha xiligaan ka jira dalka ee ku aadan heli da dhaqaalaha cimilada. Wasiiradda ayaa waxay iftiimisay caqabadaha adag ee ay Soomaaliya ka la kulanto helista dhaqaale ku filan cimilada, waxa ayna la wadaagtay qorshayaasha hiigsiga leh ee qaranka ee ku wajahan tijaabooyinka isbedel do onka ah. Hawl-wadeennada maaliyadda cimilada, oo ay Soomaaliya ku jirto, waxay diyaar u yihiin inay sameeyaan tallaabooyin wadajir ah oo dib lo ogu qaabeynayo muuqaalka maaliyadda cimilada adduunka.

Wadashaqeyntan waxay ujeedad eedu tahay in la jebiyo caqabada ha, in la kobciyp hal-abuurn imada, iyo in la sameeyo xalal wax-qabad leh oo quruu maha wajahaya caqabadaha cimilada u noqda samatabixin.

Dr Xuseen Abuukar oo loo magaca abay Hoga anka Qaran ee ka jawaabi dda xaaladaha Caafi maad ee ka dha shay Cimilada El Niño

Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ahna Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dr. Maryama Mohamed Hussein ayaa u magacawday Agaasimaha Guud ee Mac hadka Caafimaadka Qaranka Dr Xuseen Abuukar Muxudiin Hoggaanka Qaran ee Ka jawaabidda xaaladaha Caafimaad ee Degdegga ah ee ka dhashay Cimilada El Niño.

Dr. Maryama ayaa fartay dhamm aan hayâ’a daha dawladda, kuwa maxalliga ah, hayâ’adaha qarama da mido obay iyo dhammaan dhincayada ay khusayso in ay si toos ah ula shaqeeyaan hoggaanka la magac aabay.

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Caafima adka XFS ayaa lagu sheegay in wasaaraddu ay ka goâ’an tahay hagaajinta nidaamka caafimaa dka & in ay dadaal dheer ah ku bixiso bixinta ade eg caafimaad iyo badbaadinta dadka Soomaali yeed ee ay saamee yeen fatahaadaha.

Ugu danbayntii, wasiiradda waxay amartay ho gaanka la magacaabay in uu wada shaqayn dhab ah la yeesho hayâ’adaha dowladda ee ku hawlan ka jawaaabista xaaaladaha degdegga ah & ma ar aynta musiibooyinka oo ay ugu horreyso Hayâ’a dda Qaran ee Maaraynta Musiiboyinka(SODMA).

UK oo ku dhawaaqday taageero bini' aadantini mo oo dheeri ah oo looga jawaabayo fataha adaha Soomaaliya

Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa ku dhawa aqday ku dhawaad $7 milyan (£5.5 milyan) oo ah maalgelin dhe eri ah oo lagu taa geerayo wax ka qabasha da xaal adahabiniâ’aadat inimo ee ka jirta Soomaaliya.

Bishii la soo dhaafay, roobab xoog gan oo ka daâ’ay qeybo ka mid ah dal ka, ayaa saameeyay in ka badan laba milyan oo Soomaali ah, iyadoo in ka badan 700,000 oo qof ay ka barakac een guryahoodii.

Gargaarkan bini'aadantinimo ee dheeriga ah ayaa bixin doona taageero naf-badbaadin ah oo la siinayo dadka ay saameeyeen daadadka, kuw aas oo laga taageeri doono sugnaanta cunt ada, caafimaadka, nafaqeynta iyo biyaha, nadaafadda iyo fayadhowrka.

Ku dhawaaqista cusub ee maalgelinta ayaa noq on doonta mid muhiim ah si loo hubiyo in bulsho oyinka ay dhibaa tadu saameysey lala gaaro taa geero waqtigeeda ku habboon. Waxaan ballan qa adnay inaan taageerno tallaab ooyinka ka hortag ga iyo sidoo kale wax ka qabashada dhibaatada, ayaa lagu yiri war kasoo baxay safaaradda UK ee Muqdisho.

Roobabka mahiigaanka ah ee ka da' ay Soom aaliya ayaa yimid kadib laba sano oo abaaro daba dheeraaday iyo saameyno bini'aadantinimo oo ka dhalatay. Maalgelinta cusub ee bini'aadantin ima da ayaa timid iyadoo UK ay ku dha waaqday 100 milyan oo gini oo taag eero ah oo la siinayo wadd amada u nugul saameynta isbeddelka cimilada.

Waxaa ku jiray £7.4 milyan si loo gu taageero dowladda Federaalka Soomaaliya si ay u hesho awood wax looga qabto abaaraha saddexda sano ee soo socda.

Deni oo Habeen hore ku dhawaaqay go’aan taariikhi ah, kana tanaasulay qorshi hiisa doorashada

Madaxweyne Siciid Deni ayaa Habeen hore si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Puntland uu ku qabanayo wakhtigee da islamarkaan

a lagu galayo sidii hore ee 66 xildhibaan.

Madaxweyne Deni oo ha dal kooban ka jeediyay Xar unta Madaxtooyada ayaa shaaciyay in doorashada lagu qabanayo 8 jan naayo 2024 laguna galayo nidaamkii hore ee 66 ee lagu doortay isaga, isagoo xusay inuusan ku faraxsaneyn go’aankan balse uu u qaatay badbaadinta Puntland.

"Waxaan rabaa anigoo u turaya Mustaqbalka Puntland inaan halkaan uga dhawaaqo in doora shadu ku dhacdo 8 Jan lagu doorto nidaamkii qa baliga ahaa ee 66 xildhibaan” ayuu yiri Siciid Deni.

Dhinaca kale xisbiyada siyaasadda Puntland ee taageersanaa in doora shada lagu qabto han naanka qof iyo cod ayaa sheegay in ay u tanaa suleen xasiloonida iyo nabadda Puntland waxaa na ay taageereen doorasho ku dhacda 66x Xildhibaan

Hadalka Deni ayaa soo afjaraya khilaaf adag oo ka taagnaa mudooyinkan hanaanka doorash ada soo socota ee hogaanka Puntland kaa soo u dhexeeyey Madaxweyne Deni oo doonayey door asho qof iyo cod ah iyo Mucaaradka oo aaminsa naa inaan laga gaarin doorasho noocaas ah, uu na doonayo Deni muddo kororsi, iyagoo ku adke ysanayey in loo laabto hanaankii 66da xildhibaan ay soo dooranayeen Madaxweynaha.

Masar oo sheegtay inay Soomaaliya ka taagee rayaan dhinaca amniga ka dib markii cunaqab atayntii dalka laga qaaday

Dowladda Masar ayaa sheegtay inay kamid tahay waddamada ansixiyay Qaraarka Golaha Ammaanka ee meesha looga saaray cunaqabateynta hub ka ee saarnayd Soomaaliya tan iyo 1992-kii.

Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa soo saartay bayaan ay ku qiratay in qaraarkan uu muujinayo horumar la taaban karo oo dowladda Soomaaliya ay ka gaartay dagaalka ay kula jirto Alshabaab iyo raadinta xasilloonida.

Masar waxa ay xaqiijisay in ay si hagar laâ’aan ah u garab taagan tahay dadaallada Dowladda Fe deraalka Soomaaliya ay ku doonayso in ay dib ugu soo celiso amniga iyo xasilloonida dalkeeda, iyo sidoo kale horumarinta horumarka dalka Soomaaliya. Taageeradan ayaa la filayaa in ay saameyn faa'iido leh ku yeelato amm aanka iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheeg tay inay jira an dalalka saaxiib la ah So omaaliya, kuwaas oo diyaar u ah inay Soomaaliya ku taageeraan hub.


Muranka ka taagan BF oo xoogeystay iyo Jeesow oo shaaciyay khalad weyn

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay kulankii Shalay ee Baarla maanka ayaa sheegay in qaladaad badan uu ku jiro xisaab xirka miisaa niy ada dalka oo ay soo gudbisay Wasaa radda Maaliyadda Soomaaliya, kaasi oo muran xooggan uu kua taagan yahay.

Jeesow ayaa sheegay in qaladaa dka ku jira xisaab xirka uu kow ka yahay in uusan ku cadeyn ama lahey nba saxiixii ha nti-dhowrka iyo lifaaqiisa, islamarkaana uusan u qorneyn buugga xisaab xirka hanaan qoraalade ed la fahmi karo, uuna qoray qof deg-deg san.

"Shalay haddaan guddoomiye Baarl amaan ah aan lahaa ma qabteen sharcigan, guddoomiyah een isaga had dii warqad yar lasoo qoro waa iska qabanayaa, sharcigaan ma fur-furna lamana fah mayo,” ayuu yiri Xildhibaan Daahir Aamiin Jee sow.

Sidoo kale waxa uu xusay in xisaab xirka uusan si qayaxan u sheegayn faah-faahinada kh arashaadka dhaqa ale, "Wax lifaaq ah oo buugga xisaab xirka ah ku jira oo la tixraaci karo ma lahan.”

"Xataa magaca dowlad-goboleedka Puntland waa qaldeen oo si qaldan ayuu u qoran yahay, marka waxaa moo da in xisaab xirkaan qof deg-degsan inuu qoray ayaa mooda, in baarlam aanka golihiisa la keeno ma aheyn wax qof deg-degsan qoray.”

Xildhibaanka ayaa waxa uu dalba day in dib loo celiyo xisaab xirka miisa aniyada, ayna wasaa radda dib usoo fur-furto oo kharashaadka ku qo ran si la fahmi karo loo faah-faahiyo, oo ay duu duub u liqi karin.

"Waxaad mooda in duuduub u liqa nala leey ahay, uma liqi karno waa liqi weynay oo kuwii kaa horeeyay ayaa liqi weynay kuwaana ma liqi karno. Buugan ha la soo fur-furo wax walba.”

Wasiir shaaciyey 5 faa’iido oo Soo maaliya ugu jirta qaadista xayiraada hubka

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Mudane Daa’uud Jaamac ِAweys oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dho wr ah oo ay ka mid tahay go’ aanka cuna qabateynta hub ka ee Soomaaliya laga qaa day.

Wasiir Daa’uud ayaa tallaabadan ku tilmaamay guul u soo hoyatay shac abka Soomaaliyeed, isa goo tilmaamay dadaallada aan daalka lahayn ee ay dowladda Soomaaliya u gashay sidii loo xaqiijin lahaa yoolkan.

Wasiirka ayaa ku tilmaamay cunaqa bateynta hubka inay caqabad ku ahayd xaqiijinta amniga & xasiloonida dalka. Wuxuuna tilmaamay in dowla dda Soomaaliya ay si dhab ah uga shaqe ysay tan iyo sanadkii hore sidii looga gudbi lahaa caqa badaas.

Wasiirka ayaa sheegay in qaadista cunaqaba teynta hubka ay faa’iidooyin badan u leedahay:

1- La-dagaalanka argagixisada iyo sugida ama anka;

2- Difaaca Qaranka;

3- Dadaalka Nabadda & Xasilinta;

4- Dhaqangelinta sharciga & xakameynta Xuduudaha;

5- Dowlad-dhisidda & Dowladnimada;

Wasiirka oo ku hadlaya magaca DFS ayaa uga mahad celiyay golaha ammaanka ee Q/Midoobay ansixinta go’aankii cunaqabateynta hubka looga qaaday Soomaaliya. Wuxuu sidoo kale ballan-qa aday in dowladdu ay gudan doonto waajibaa dka ka saaran maareynta iyo la-soco dka hubka, taa soo looga gol-leeyahay inaysan gacma qaldan u gelin.

Qarax ka dhacay Muqdisho iyo koox Al-Sha baab ah oo Habeen hore lasoo afjaray

Qarax culus iyo is-rasaaseyn ka dambeysay oo sababtay in lasoo afjaro xubno Shabaab ah ayaa Habeen hore ka dhacay magaalada Muqd isho, gaar ahaan xaafadda Al-barako ee degmada Hodan.

Koox ka tirsan Al-Shab aab ayaa qarxisay tukaan lagu iibiyo qalabka gaadiidka oo ku yaalla Isgoy ska Al-barako, kadib markii ganacsatada iska leh tukaankaas ay xirteen kaamiro oyinka CCTV oo dolwaddu ay ku amar tay.

Qaraxa kadib, ciidamada amma anka ayaa baacsaday kooxdii qarxisay tukaanka oo wadatay Mooto Bajaaj. Waxay ahaayeen seddax nin, sidoo kale mootadu waxay siday qarax kale, kaas oo fududeeyey in lasoo afjaro kooxdaas, kadib markii uu ayaga ku qarxay.

Kooxda ayaa isku dayday inay iska difaacdo cii damada, waxay wateen labo bistooladood, mid ayaa la toogtay, midna waxaa la qabtay isaga oo dhaa wac ah, halka kii waday mootada uu isku dayey inuu baxsado.

Rasaas badan oo lagu furay kadib, waxaa qar axday mootadii, waxaana ku gubtay ninkii waday.

Saraakiisha ciidamada amniga ee aaggaas ka howlgelaya ayaa sheegay inay ku raad joogeen kooxdaan oo maalmihii lasoo dhaafay qalqal gelin amni ka waday gudaha Muqdisho.

Dukaankii ay qarxisay kooxdaas oo lagu iibina yey qalabka lagu dayac-tiro gaadiidka ayaa gabi ahaantiis gubtay, waxaana la waayey dab-demis u soo gurmada.

Maalmihii lasoo dhaafay ganacsa tada Muqdi sho ayaa wajahey say weerarro uga imaanayey Al-Shabaab, waxaana la qarxiyey dhowr tukaan oo lagu xiray kaamirooyinka CCTV-ga oo dow laddu ay ku amartay ganacsatada.

Waxaa la xaqiijiyey in wax khasaare nafeed ah uusan ka dhalan qaraxii lagu gubay dukaanka, sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in raggii geystay qaraxaas 2 la dilay, halna nolosha lagu qab tay.

Faah faahin: Muwaadiniin Sooma aliyeed oo lagu dilay dalka K/Afrika

Saacadihii la soo dhaafay Kooxo burcad hubey san oo u dhashay dalka Koonfur Afrika waxaa ay meelo kamid ah dalkaas kudileen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka Shaqeysanayay.

Alle ha u naxariistee muwaadiniinta Soomaal iyeed ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Ibar ahim Warsame iyo Xiinow Xasan Cali, waxaana xilliga la dilayay ay ku sugnaayeen dukaan ay ka Shaqeeynayeen oo kuyaalla deega anka No-9 oo katirsan magaalada Rusterburg.

Dilka kadib waxaa Goobta falka uu ka dhacay tegay Ciidamo katirsan Booliska Koonfur Afrika, kuwaas oo sameeyay ho wlgallo baaritaano ah bal se aysan jirin cid ay u qabteen dilkaas. Qaar kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka Shaqeysta dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay shee geen inay soo wajah day cabsi xoogan oo la xiriirta in la dilo ama hantidooda la boobo.

Dhammaadka sanad kasta ayaa waxaa kordha dilalka Soomaalida loogu geysanayo dalka koon fur Afrika, waxaana bishii tagtay ee November la dilay in ka badan 10 Ruux Dhalinyaro Soomaali ahaa.

Wafdi ka socda dowladda Soomaali ya oo gaaray Kismaayo

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Md.Cabdullaahi Cu mar Abshirow ayaa soo gaaray magalada kism aayo ee Xarunta KMG ee Dowladda Gobole edka Jubbaland.

Guddoomiyahaayaa waxaa safarka ku wehe liyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Bjfs, waxaana Garo onka Diyaaradaha Sayid Cabdulle Xasan ku soo dhaweeyay Guddoomiy aha barla maanka jubbaland wasiiro katirsan Dowlad Gobol eedka Jubbal and iyo qeybaha kala duwan ee Bul shada.

Intaasi kadib Guddoomiyaha ayaa loo soo galbiyay dhanka Madaxtooyada Jubbaland waxaa na ku soodhaweeyay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed madowe)

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Kismaa yo waxa uu ukuurgali Doonaa xaaladaha binu aadd antinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay deegaannadan Dowlad Goboleedka Jubbaland

Ugu danbeeyn Guddoomiyaha ayaa uga mah adceliyey Dowlad gobole edka Jubbaland iyo qey baha kala du wan ee bulshada soodhaweynta baax adda lah ee usameeyeen.

Isimmada SSC- Khaatumo oo soo saaray go'a an ay doonayaan inuu xal u noqdo doora shada Puntland

Guddi Isimmo ah oo ka socday SSC-Khaatu mo, kuwaas oo maal mahaan ku howlanaa xal ka gaarista khilaafka siyaasadeed ee doorashada Puntland, ayaa Shalay soo saaray goâ’aan xal u noqon kara ismariwaaga u dhaxeeya siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxweye Deni

.Isimmada oo goor dhowayd saxa afadda kula hadlay Garowe, ayaa guddoonshay in doorasha da madaxwe ynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland lagu qabto, 08- January 2024, waxayna sheegeen dib u dhac ku yima ada doorashada in uu keeni karoxasilooni darro.

Isimmada SSC- Khaatumo waxay sheegeen in baarlamaanka hadda jira uu soo dooranayo mada xweynaha iyo ku xigeenkiisa, iyagoo sheegay in laga rabo guddiga doorashada inuu 12 bilo od ah kadib, soo dhiso baarlamaan cus ub oo ku yimaada doorasho qof iyo cod ah.

Waxay sheegeen in goâ’aankooda ay la wada ageen dhinacyada isku haya doorashada, iyagoo sheegay inay ku rajo weyn yihiin in dhinacyadu aqbali doonaan goâ’aankan, oo ay u arkaan inuu Puntland ka saari karo hubanti laâ’aanta jirta.

Dhinaca kale, Isimmadii horey iyaga na usoo saaray war murtiyeedka door ashada, ee soo jee diyay in doora sha da lagu qabto waqtigeeda, ay aa soo dhoweeyay kuna raacay goâ’aanka ka soo baxay Isimmada SSC- Khaatumo.

Si kastaba ha ahaatee, lama oga in madaxwe yne Deni iyo mucaaradku ay soo dhoweyn doon aan goâ’aanka ka soo baxay isimmada SSC- Khaatumo.


Al-Shabaab oo ka baxay degaano ka tirsan Mudug & dad u xirnaa oo Habeen hore..

Wararka ka imaanaya koonfurta gob olka Mud ug ayaa sheegaya inay Khaw aarijta ay baneeye en saldhigyo ay ku lahaayeen aagga deegaanada Duma aye iyo Dab aglo ee koonfurta G/Mudug halkaas oo u ahaa fariisin xoogan oo ay kas oo abaabulaan we era rada. Kooxda Al-shabaab ayaa Xabsiyada ka sii daa yay qaar ka tirsan Maxaabiis badan oo ay u hays teen Madax furasho ka dib Cabsi kasoo fool saart ay Ciida mada Xoogga Dalka Soomaa liyeed, Dar aawiishta Galmudug iyo kuwa deega anka sida lagu sheegay war ka soo baxay ciidan ka xoogga dalka

Magaalada Bajeela ee Koonfurta G/Mudug ay aa Habeen hore lagu soo Bandhigay 6 ka mid ah Maxaabiistii al-shabaab madax furashada u hay steen kuwaasoo ka mid ahaa 11 Qof oo sha cab ahaa oo ay 2021 ka Afduub teenMiyiga Degm ada Wisil iyaga iyo Boqo laal Geel ah.

Dadkaas oo ka soo jeeday beesha Sacad ay aa xiligaas waxay Alshabaab ugu hanjabtay bees haas iney leyn doonaan dadkaas hadii aysan ka bixin dagaalka, hase ahaatee beesha Sacad ayaa ku gacan seyray dalabkaas

Qaar ka mid ah 11 qof ayey alshab aab dileen halka qaar kalena ay cuduro iyo dhibaatooyin kale u geeriyoodeen intii ay gacantooda ku jireen sida ay sheegeen 6 qof ee Habeen hore la soo ban dhigay 6-da Qof ee Habeen hore lagu soo bandhi gay deegaanka Bajeelada waxaa ku jira 2 wiil oo saqii ro ah oo alshabaab afduub u haysatay in ku dhow 3-sano.

Masar oo cambaareysay goâ’aanka Israaâ’iil ee ah in ay degaan cusub ka dhisto Bariga Quddus

Bayaan ay soo saartay Wasaar adda Arrim aha Dibadda ee Masar, ayay ku cambaareeysay oggolaansh aha Israaâ’iil ee dhismaha koox-dejin eed cusub oo laga dhisayo Bar iga la haysto ee Quddus, taas oo ka dhigan xadgudub bareer ah oo cusub oo ka dhan ah sharcinimada caalamiga ah iyo Golaha Ammaanka. qaraarada qeex aya sharci darada deegaamaynta Israel ee dhulka la haysto ee Falastiin.

Masar waxay ku nuuxnuuxsatay diidmada qa yaxan ee siyaasadaha deegaamaynta Israaâ’iil ee dhammaan dhulalka la haysto ee Falastiin, oo ay ku jirto Bariga Quddus, iyo isku dayga soo noqn oqda ee lagu wiiqayo heerka sharci, taariikheed iyo bulsho ee jira, iyada oo isku dayaysa in ay ka la saarto qaybo ka mid ah dhulka iyo hareeraha Falastiin, iyada oo dalbanaysa. Israa â’iil in ay jo ojiso hawlaheeda dejinta sharci-darrada ah.

Masar waxay ku celisay baaqii ay ugu yeedha ysay dhinacyada saamay nta leh ee caalamiga ah, Q/Midoobay iyo hayâ’adaha ay khu sayso, in ay qaataan masâ’uuliyadooda ku wajaha n ilaali nta xuquuqda dadka reer Falastiin, iyo in la joojiyo hawlgallada deegaamaynta Israaâ’iil ee hal dhinac oo wiiqaya aasaaska mustaqbalka geeddi-socodka nabadda iyo xaaladda ugu dambaysa ee u dhaxaysa dhinacyada Falastiin iyo Israaâ’iil.

Masar ayaa ku nuuxnuuxsatay sida ay lagama maarmaanka u tahay in Israaâ’iil ay joojiso ka fa ‘Iidaysiga mashquulka adduunka ee dagaalka ay ku qaadayso dadka reer Falastiin ee Gaza si ay u xoojiso dhaqamada sharci darrada ah ee Daanta Galbeed, oo ay ku jiraan hawlaha dejinta. Wiil Sideed Sanno jir ah oo muddo saddex bilood iyo bar Qur’aanka ku dhameeyay !

Wiil sideed sanno jir ah oo lagu magacaabo Abdullah Al Fahim ayaa si cajiib leh Qur’anka oo dhan ugu xifdiyay kuna dhameeyay muddo 105 maalmood ah oo u dhiganta 3 bilood iyo bar.

Wuxuu ka qeybgalayaa wiil kan tartanka Caalamiga ee Qur ’anka kariimka ah 2024, wuxu una si hordhac ah ugu sii diyaa rgaroobayaa gudaha Masjidka Niamat Noor ee dalka Bangladesh, sida ay kusoo warramayaan warbaahinta dalkaas.

Fahim oo ka baxay dugsiga Hedayetun Noor Hifzul Quran, wuxuu rajaynayaa inuu noqdo caa lim diinta Islaamka ku xeeldheer. Aabbihiis Salim Ullah Jahangir wuxuu imaam Masjid ka yahay xaafadda Ukhiya ee degmada Chattogram.

Macalinka dugsi Qur’anka wiilkan cajiibka ah Hafiz Shoaibul Islam Sohail ayaa sheegay in Fah im uu gebi ahaanba Qur’anka ku dhammeeyey muddo saddex bilood iyo bar ah, uuna si fiican u xifdiyay Qur’aanka.

Antonio Guterres oo awoodiisa u isticmaalaya joojinta dagaalada Gaza

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay Ant onio Gut erres ayaa markii ugu horeysayku goodiy ay inuu isticm aali doono qodob awood siinaya marka la eego xilka uu hayo si uu u joojiyo dagaalada Gaza ka socda ee lagu xasuu qayo shacabka reer Falastiin.

Antonio Guterres ayaa u direy Golaha ama anka Q/Midoobe warqad uu u cuskaday qodobka 99-aad ee Axdiga Qaramada Midoobay, kaas oo dhig aya in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu horgeyn karo Golaha Ammaanka arrin kasta oo sida uu qabo khatar ku noqon karto ilaalinta nabadda iyo ammaanka caalamiga ah.

Waraaqda Guterres waxa uu ugu baaqayaa Golaha Ammaanka in ay cadaadis ku saaraan si dii loo baajin lahaa masiibo bini’aadantinimo, wu xuu na ku baaqayaa xabbad-joojin bini’aada ntinimo in lagaga dhawaaqo Gaza.

Xoghayaha Guud ee QM.Antonio Guterres ayaa markii ugu horeysay adeegsaday qodobkaa si isaga xaqa bu siinaya inuu soo gudbin karo xa aladaha khatarta ah iyo sida ay la tahay in lagu xaliyo tan iyo markii uu la wareegay xilka xoghay aha guud ee Qaramada Midoobay 1-dii Janaayo 2017. Source News Aljazeera

Mareykanka oo lagu xukumay 50 Bil yan oo ah magdhowga dilka Qasem Soleimani

Maxkamad ku taalla Tehran ayaa ku xukuntay dowladda Mareykanka inay bixiso ku dhawaad $50 bilyan oo ah magdhowga dilka taliyihii ugu sarreeyay Iran ee ku dhawaad afar sano ka hor, waaxda garsoorka ayaa sidaas sheegtay Shalay.

Madaxweynihii Mareykanka ee xilligaas Don ald Trump ayaa amar ku bixiyay duqeyn diyaara deed oo ka dhacday meel u dhow garoonka diy aar adaha ee Baghdad, taasi oo lagu dilay Jene raal Qasem Soleimani, oo 62 jir ahaa, iyo ku-xig eenkiisa Ciraaq Abu Mahdi al-Muhandis,3-dii Janaayo 2020.Maalmo kadib, Iran ayaa ku aargu datay inay gantaallo ku ridday saldhig yo ku yaalla Ciraaq oo xarun u ah ciid amada Mareykanka iyo xulufadoo da. Ma jirin wax shaqaale Mareykan ah oo ku dhintay weerarada balse Washin gton ayaa shee gtay inay maskaxda ka gaareen dhawac argagax.

Wakaaladda wararka waaxda cadaaladda Iran ee Mizan Online ayaa sheegtay in maxkamadda Tehran ay ku xukuntay dowladda Mareykanka $49.7 bilyan oo ah "magdhow maal, maskax iyo ciqaab” kadib markii ay dacwad gudbiyeen in ka badan 3,300 oo Iiraaniyiin ah.

Maxkamadda ayaa dambiyo ku heshay 42 qof oo ay ku jiraan Trump, xoghayihii hore ee arrima ha dibadda Mareykanka Mike Pompeo, iyo xog hay ihii hore ee gaashaandhigga Mark Esper, ayey tiri wakaaladda wararka Mizan.

Qasem Soleimani ayaa ahaa taliyaha guutada Qudus, oo ah garabka howlgallada arrimaha dibe dda ee Ciidamada Kacaanka Islaamiga ah.

Waxa uu ka mid ahaa shaqsiyaadka ugu caan san dalka ee hormuudka ka ahaa hawlgallada Bar iga Dhexe ee Iran, waxaana loo arkayay inuu ah aa geesi ka qayb qaatay dagaalkii Iran iyo Ciraaq ee 1980-88.

Maxkamadaha Iran ayaa hadda riday xukuno dhowr ah oo ka dhan ah Mareykanka.

Bishii la soo dhaafay, maxkamad Irani ah ayaa ku xukuntay dowladda Mareykanka inay bixiso $420 milyan oo ah magdhowka dhibanayaasha howlgal kii dhicisoobay ee 1980-kii la doonayey in lagu soo furto dad lagu haystay safaaradda Marey kanka ee Tehran.

Bishii Agoosto, maxkamadda Tehr an ayaa ka dalbatay Washington inay bixiso $330 milyan oo ah mag dhowka "qorsheynta afgambi” dhacay 1980-kii oo ka dhan ahaa Jamhuuriy adda Islaa miga ah.

Xukunadaas ayaa waxaa dhanka kale dhinac socda xukuno balaayiin dollar ah oo ka dhan ah Theran oo ay ridaan maxkamadaha Mareykanka.

Sanadkii 2016, Maxakamdda Sare ee Marey kanka ayaa xukuntay in hantida la hakiyey ee Iran ee Mareykanka laga bixiyo magdhowga weerar ada ay Washington ku eedeysay Tehran, oo ay ku jiraan qaraxii 1983-kii lagu qaaday xeenda abka ciidamada Marines-ka Mareykanka ee Beirut iyo qarax 1996-kii ka dhacay Sacuudi Carabiya. Tehran ayaa beenisay dhammaan mas’ uuliyadda weeraradaas. Source:VOA

Taallo qadiimi ah oo laga xaday dal Afrikan ah oo sannado badan kaddib dib loo celiyay

Dawladda Switzerland ayaa sanna do badan kaddib ugu celisay dalka Liibiya taallo qadiimi ah oo dalkaasi laga soo xaday, waxaana taalladan la gu waree jiyay safaarada Liibiya ku leed ahay dalk a Swizarland.

Taalladan lagu wareejiyay dawladda Libya ayaa la’aamin san yahay inay jirto in ka ba dan 2,000 oo sanno, waxaana taalladan xilli aan la cadeyn laga xaday dalka Liibiya, iyada oo la ge eyay gudaha dalka Switzerland.

Taaladaan oo ah farshaxan laga sameeyay madax haweeneey, cabirkiis una yahay 19cm oo dherer ah, leh taariikh aad u fog gudaha dalka Lii biya, waxa ayna kamid tahay taallooyinka taari ikhiga ah ee Liibiya leedahay.

Dowladda Zwitzerland ayaa taalladan ama fars haxankan ka heshay sannadkii 2013 kii baqaar ku yaalla magaalada Geneva, balse waxaa si sharci ah ula wareegay dawladda sanadkii 2016 kii.



DHAQTARAD SADDEX BIL KA HOR QALIN JABISAY OO 34 MAALIN QALIIMO XIRIIR AH KU JIRTAY


Gabadhii ay umulisada u ahayd ee lagu samiyay Sarah

Sarah Al-Sakka waxay gashay taariikhda; Waxay noqotay dhakhtarkii ugu horreeyay ee dumar ah oo ka hawlgala marinka Gaza ka dib markii ay qalin jabisay bishii Agoosto ee la soo dhaafay.

Sarah oo 31-jir ah ayaa tiri, "Wax aan lahaa hammi iyo yoolal badan oo aan ku hagaajinayo daryeelka caafimaa dka," waxayna sidoo kale rajayna ysay inay awood u yeelato inay maalin uun furto xarun caafimaad oo ay iya da gaar u leedahay.

Laakiin sideed toddobaad ka dib qalin-jabinteeda, waxa kaliya ee ay ka walaacsanayd ayaa noqday qoyskeeda inay badbaadaan - dagaalku wuxuu bedelay hamigii ku jiray qof walba.

Markii ay qalin jabisay, Sarah waxay shaqadeeda ka bilowday isbitaalka Al- Shifa Medical Complex, oo ah cisbitaa lka ugu weyn Gaza, kuna yaala wa qo oyiga.

Subaxnimadii 7-dii Oktoobar, Sarah waxay qoyskeeda la qaadanaysay maalinteedii fasaxa, ka hor intaanay walaa sheed ka yar oo 17 jir ah ka bixin guriga, waxay maqleen dhawaqa mada afiicda waxayna walaasheed ka celiy een inay aado dugsiga.

Markii ay furtay taleefankeeda si ay u ogaato waxa dhacaya, Sarah wax ay aragtay war ku saabsan weerarka Xa maas ee Israa'iil.

Tan iyo markii ay ku soo laabatay shaqada, tirada badan ee dadka dhaa waca ah ayaa culeys saaray kooxda caafimaadka,

Tan iyo markaas, duqeymo cirka ah oo aargoosi ah iyo weerar dhulka ah oo ay Israa’iil qaadday ayaa burburiyay Gaza, waxaana ku dhintay in ka badan 15,500 oo qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Falastiin.

Sarah waxa ay heshay codsi deg deg ah oo ah in ay ku soo noqoto shaqada, markii ay timidna, waxa ay arag tay waxa ay ku tilShalayy "xasuuq. Waxaa jiray dad dha awac ah oo ku qulqulaya isbitaalka.

Tan iyo markii ay ku soo laabatay shaqada, tirada badan ee dadka dhaaw aca ah ayaa culeys saaray kooxda caafimaadka, Sa rah waxay sheegtay in qaar badan oo ka mid ah dadka dhaa wacmay " xubn ahooda aad u jajab-naayeen ama ay soo gaareen noocyo kala duwan oo gubasho daran ah."

Markii Israa’iil ay billowday duqeym aha cirka, waxa ay dadka reer Qaza ka codsatay in ay ka guuraan woqooyiga oo ay u guuraan koonfurta, iyada oo sheegtay in ay ammaan ahaan halkaas ku badbaadi karaan, balse Sarah waxa ay go’aansatay in ay sii joogto si ay u caawiso dadka. Waxay tiri: "Waxaan u shaqeynay si aan kala joogsi lahayn in ka badan 34 maalmood oo isku xigta, nasasho la'aan, iyo in aan dib u soo laaban

Waxay qeexaysaa sida xaaladuhu si dhakhso ah u xumaadeen: "Duqeeyn kasta ka dib, boqolaal dhaawac ah ayaa la keenaya hal mar, mana aysan suurtogal ahayn in la wada daweeyo."

Dad badan ayaa u qaxay cisbitaalka iyo agagaarkiisa, iyagoo u maleeyay in ay halkaas badqab ku heli karaan.

Dad badan ayaa u qaxay cisbitaalka iyo agagaarkiisa, iyagoo u maleeyay in ay halkaas badqab ku heli karaan. Goobta waxaa soo buux dhaafiyay dad cusub; Qaarkood waxa ay degeen dariiqyada, qaar waxa ay seexanayeen sagxada iyo armaajooyinka dhexdooda, qaarna waxa ay isku dayeen in ay carruurta ku maaweeliyaan alaabta oo ay ku ciyaraan.

Isbitaalku waxa ku adkaaday helitaanka sahayda aasaasiga ah sida dawo oyinka iyo galoofyada nadiifka ah, Sarahna waxa ay ahayd in ay go'aan sato cidda ay mudnaanta siinayso daawaynteeda, iyada oo ku salaynaysa fursad aha uu ku badbaadyo. Waxay sheegtay in dareenkeeda caawimo la'aantu uu ahaa mid aad u xun, "Waa ay i niyad jabisay sababtoo ah waxaa jiray nafo aan waxba Shalaysan oo aanan badbaadin karin, inkastoo aan ku dada alay aniga oo aan wax qalab ah haysan."

Sarah waxay la kulantay rajo iftiim aysa habeen ka mid ah habeenada.

Sarah waxay la kulantay rajo iftiimaysa habeen ka mid ah habeenada.

Habeenkaas, markii ay madaafiicda dhacayeen, lana maqlayay dhawaqa qaraxyada, Sarah waxay ku guula ysatay inay umuliso haweeney markii ugu horreysay nolosheeda, ka dib markii iyada iyo hooyadeed ay ku xayirmeen qolka qalliinka, iyadoo bambooyin ay ku soo dhacayeen bannaanka.

Marka hore, Sarah waxay si quus ah isku dayday inay hesho dhakhtar umul iso ah, laakiin waxba uma suurogelin: "Qofna ma iman." Ilaa 6-dii suba xnimo, laakiin ma aysan sugi karin in ka badan intaas.

Sarah waxay tiri: "Waan tukaday waxaana Alle ka baryay inuu i caawiyo oo hooyada iyo dhallaankuba badbaadiyo."

Hooyadii waxa ay dhashay gabar, ay xuddunta qoorta ugu duuban tahay. Sarah waxay wax ka qabatay arrinta waxayna xaqiijisay caafimaadka iyo badbaadada ilmahaas.

Gabadhii yareyd ayaa waxaa loo bixiyay Sarah, iyada oo hooyada uga mahadcelisay waxa uu dedaalka ay sameeyay.

Mid ka mid ah waxyaabihii ugu adkaa ee Sarah soo martay ayaa ahaa inay la xiriiri weysay qoyskeeda ka dib markii ay go’aday isgaarsiinta iyo adeegga internetka.

Waxay tiri, "Hooyadeed, afar walaaleheed ah, iyo ayeeydeed waxay ku sii jeedeen magaalada Rafah ee koonfurta markii khadadka isgaarsiintu ay go' een. Ma garanayn inay nool yihiin iyo inay dhinteen." Sarah waxay ka baqe ysay in qoyskeeda la duqeeyo. "Waxba ma aanan samayn karin, waxna ma qaban karin."

Ugu dambayntii waxay maqashay in qoyskeedu nabad qabo, laakiin mar kii uu khilaafku sii xoogaystay, Saarah dhibatooyinkii way ku sii bateen, oo ay waxaa dhacday cunto iyo biyo la'aan.

Markii ay nalalku dameen, waxay ku qasbanaatay inay toosh oo ay ku samaysay qalliin iyadoo madaafiicda ay ku dhacayaan hareeraha isbitaalka.

"Muddadaas waxa ay ahayd marx aladdii noloshayda ugu xumayd, wax aan ku tilmaami karaa cadaabta ifka," ayay tiri.

Markii duqeyntu ku soo dhawaatay, qorshaha ciidamada Israa’iilna ay ku doonayeen inay gudaha u galaan isbitaalka ay caddaatay, Sarah waxay ka baqday in joogitaankeeda ay halis gelin doonto nolosheeda, sidaa darteed waxay go’aansatay inay ka tagto oo aado Rafah si ay ula midowdo qoyske eda oo hadda gabaad ka dhiganaya guriga adeerkeed.XIGASHO:-BBC

Madaxweynaha Turkiga oo Israa’iil uga digay fulinta talaabo ay dama csan tahay

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay Israa’iil iney cawaaqib xumo ka dhalan doonto haddii ay ku adkeysaro hanjabaada ay ku weerareyso mas’uuliyiinta Xamaas ee ku sugan Turkiga.

Waxaa uu sheegay in haddii ay Israaiil ku dhaqaaqdo fal noocaas ah ay ugu kici doonto qiimo weyn oo sababi doona cawaaqib xumo ba’an.

Madaxa hay’adda amniga gudaha ee Israa’iil ee ShinBet ayaa dhowaan sheegay iney mad axda Xamaas ku ugaarsan doonaan "meel ” oo ay ku jiraan Lubnaan, Turkiga iyo Qatar.

Hoggaamiyaha Turkiga ayaa sidoo kale sheegay in dalkiisa uu maxkam adda caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) u gudbiyay dacwad ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netany ahu iyo mas’uuliyiin kale oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal oo ka dhacay Gaza.

Erdogan ayaa sidoo kale sheegay in kumanaan qareeno ah oo ka kala socda dalal kala duwan ay u shaqeyna yeen si ay u dacwoodaan maxkamada ICC. "Waxaan keennay dambiyada dagaal ee Gaza ka dhacay maxkamad da, waana la socon doonaa arrintan. Netanyahu ma awoodi do ono inuu ka baxsado ciqaabta falkiisa. Mar dhow ama ha dheeraato, waa la maxkamad ayn doonaa, wuxuuna bixin doonaa qiimaha dambiyada dagaal ee uu galay.” ayuu yiri Edogan.


 

AFARTAN SANO AYUU DALKIISA CADAW U BASAASAY ISAGA OO DAWLADDA XIL SARE KA HAYAY


Dublamaasigan hore ayaa Jimcihii lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Miami kadib howlgal qarsoodi ah oo socday in ka badan sanad

Diblomaasi hore oo Mareykan ah oo safiir ka soo noqday Bolivia ayaa lagu eedeeyay inuu basaas u ahaa dowladda Cuba in ka badan 40 sano.

Victor Manuel Rocha, oo 73 jir ah, ayaa lagu eedeeyay inuu Cuba ka caawiyay ururinta xogo ka dhan ah Mareykanka tan iyo 1981-kii.

Mr Rocha waxa uu Mareykanka ugu yeeray "cadow" wuxuuna ku andacood ay in shaqadiisii ahayd basaaska qarsoon "ay xoojisay Kacaanka", sida lagu sheegay waraaqo maxkamadeed.

Dublamaasigan hore ayaa Jimcihii lasoo dhaafay lagu xiray magaalada Miami kadib howlgal qarsoodi ah oo socday in ka badan sanad, sida ay shee gtay waaxda cadaaladda ee Mareykanka.

Xeer Ilaaliyaha Guud Merrick Garla nd ayaa sheegay in kiisku uu yahay "mid ka mid ah xad gudubkii ugu sare eyay uguna cimriga dheeraa" ee dowla dda Mareykanka ku sameeyay basaas ajnabi ah.

"In ka badan 40 sano, Victor Manuel Rocha wa xa uu ahaa basaaska dawl adda Kuuba, waxaana uuna jagooyin ka raadinayey dawladda Mar aykanka taas oo u sahlaysa inuu helo macluu ma adka aan lala wadaagin bulshada iyo awoodda uu ku saameyn karo siya asadda dibadda ee Mara ykanka," ayaa yiri Mr. Garland.

Waa kumaa Rocha?

Waxaa gacanta lagu soo dhigay ka dib markii loo diray basaas ka tirsan FBI SRocha Wuxuu ku dhashay Colom bia, wuxuuna wax ku soo barbaaray magaalada New York isagoo shaha ado oyin ka qaatay jaamacadaha Yale, Harvard iyo Georgetown.

Wuxuu soo noqday safiirka Marey kanka ee Bolivia intii u dhaxeysay 1999 ilaa 2002, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha, sidoo kale wuxuu dowla dda ka soo qabtay dhowr jago - oo uu ku jirto Golaha Amniga Qaranka – oo uu ahaa 25 sano. Marka laga soo tago Bolivia, wuxuu sidoo kale ka soo shaq eeyay Argentina, Honduras, México iyo Dominicana Republica

Maraykanka iyo Cuba ayaa waxaa ka dhexeeyey xiriir aan wanaagsaneyn tan iyo markii Fidel Castro uu afgamb iyay dowlad uu Mareyk anka taageero 60 sano ka hor.

Maraykanku waxa uu 1960-kii Cuba ku soo rogay cunaqabatayn ganacsi. Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama iyo Madaxweynihii hore ee Cuba Raul Castro ayaa sanadkii 2015 qaaday tillaabooyin lagu hagaa jinayo xiriirkooda, inkastoo Madaxwe ynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu markii dambe wax badan ka bedelay.

Dukumiintiyada maxkamada oo Isniintii lasoo bandhigay ayaa muujin aya in Mr Rocha uu safaro badan ku tagay Cuba, halkaasoo uu ka caawiyay horumarinta danaha mas’uuliyiinta Cuba laga soo bilaabo 1981 ilaa hadda.Dukumeentiyadu waxa ay bixinay aan faah-faahin yar oo ku saab san xog ta la sheegay in Mr Rocha uu la wada agay Cuba, balse waxa ay muujinay aan hawlgalkii qarsoonaa ee FBI-da ee lagu soo xiray.

Bishii Noofambar 2022, sarkaal ka tirsan FBI-da oo is qariyay ayaa Mr Ro cha kula xiriiray WhatsApp, isagoo sheeganaya inuu yahay wakiil ka socda Adeegyada Sirdoonka Cuba oo gaarsii naya farriin ka timid "saaxiibadiisa Havana", duku meentiga dacwadda ayaa sidaas lagu yiri.

Seddex kulan oo uu la yeeshay basaaska qarsoodiga ah ee FBI, Rocha wuxuu bilaabay inuu bixiyo faah-faahin

, Seddex kulan oo uu la yeeshay basaaska qarsoodiga ah ee FBI,

Rocha wuxuu bilaabay inuu bixiyo faah-faahin

Seddex kulan oo uu la yeeshay basaaska qarsoodiga ah ee FBI, Rocha wuxuu bilaabay inuu bixiyo faah-faahin ku saabsan waqtigii uu sida qarsoosiga ah ula shaqeynayay dowladda Cuba, sida lagu sheegay dukumentiga dacw adda ee lagu soo eedeeyay.

"Waan garanayay sida saxda ah ee loo same eyo, waxaana cad in Dirección [hay'adda sirdoon ka Cuba] way ila socdeen... waa hawl dheer mana aha yn wax fudud," Mr Rocha ayaa lagu eedeeyay inuu sidaas u sheegay wakiilka FBI-da. Wuxuu si joota ula socday oo uu dabaaldegay hawshiisa" isagoo u shaqaynaya sida basaas u shaqeeya sirdoonka Cuba, dacwad oogayaasha ayaa sidaas yiri.Mr Rocha ayaa lagu eedeeyay in ereyga "anaga" uu u adeegsaday Cuba iyo nafti isa markii uu la kulmay basa aska FBI . Markii wakiilka oo iska dhigaya bas aas Cuban ah, uu waydiiyay "wali ma nala joogtaa?" Mr Rocha waxa uu ku jawaabay in uu ka cadhooday in su'a alo la waydiiyo daacadnimadi isa.

"Waxay la mid tahay inaan su'aal gelinayo raganimadayda," ayuu yidhi.

Dhacdooyin 1996-kii, dhacay Hav ana isaga oo ka shaqaynayay Hav ana, ayaa sababay dhi mashada afar nin.

Diblomaasigii hore ayaa sidoo kale lagu eede eyay in uu dowladda Mareyk anka siiyay warar be en abuur ah oo marin habaabin ah iyo in uu sam eeyay hadallo been abuur ah oo uu ku doo nayay in uu ku helo dukumeenti socd aal, sida ay sheeg tay waaxda cadaala dda.

Warbixin kooban oo uu jeediyay Isniintii, afhay eenka wasaaradda arrim aha dibadda ee Mar eykanka, Matthew Miller, ayaa sheegay in wasaa raddu ay kala shaqeyn doonto hay’adaha sirdoo nka Mareykanka si loo xaddido waxyeellada ka dhalan karta xadgudub ka amni ee lagu eedee yay. XIGASHO:-BBC

Putin oo si aan caadi aheyn loogu soo dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa isagoo wa ta afar diyaaradood oo kuwa dagaalka ah oo Ruu shku leeyahay gaaray Bariga Dhexe gaar ahaan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka safar naa dir ah oo uu dibadda ugu baxay tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine, wu xuuna inta uu ku guda jiro safarkiisa uu kala

hadli doonaa madaxda dalkaas arrimaha saliidda, xaalada Gaza Diyaarada uu la socday hogaam iyaha Krem lin-ka ayaa waxaa hareero taagnaa diya aradaha dagaalka ee Sukhoi-35S, iyadoo ay dhinac soc otay diyaara diisa gaarka ah oo lagu magac aabo Ilyushin-96 oo ka soo duushay Ruus hka.Amii rka Imaarada Abu Dhabi, Madax wey ne Shiikh Mohammed Bin Zayed Al-Nahyan ayaa ku soo dhawe eyay garoonka diyaaradaha halkaa soo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey.

"Xiriirkayga wuxuu gaaray heer aan horay loo arag,” ayuu yiri Putin oo sheegay in Imaaraadku uu yahay dalka ganacsiga ugu weyn uu kala dhex eeyo Ruushka marka la eego dunida Carabta”

Wafdiga Ruushka waxaa ka mid ah kuwa ugu sarreeya saliidda, dhaqaala ha, arrimaha dibadda, hawada sare iyo saraakiisha tamarta nukliyeerka.

Imaaraatka kadib, Putin ayaa lagu wadaa inuu u safro Sacuudiga si uu kulan fool ka fool ah ula yeesho dhaxal sugaha Maxamed Bin Salman tan iyo bishii Oktoobar 2019. Booqashadiisa ugu dambeysay ee gobolka waxay ah ayd Julay 2022, markaasoo uu la kulmay hogaamiyaha Sare ee Ayatollah Ali Khamenei ee Iran.

Ilaa hadda ma cadda waxa uu Putin damacsan yahay inuu si gaar ah ugala hadlo arrimaha ku saabsan saliidda ama siyaasadda juquraafiga amiirka dhaxal-sugaha ah ee sacuudiga

Safarka ayaa ku soo aaday maalmo ka dib markii uu dib u dhac ku yimid shirkii muhiimka ahaa ee ururka OPEC+ oo ay ku jiraan dalalka saliida u iib geeya caalamka.

Putin, oo u dambeeyay booqashadiisa gobolka bartamihii 2022, ayaa lagu wadaa in uu Moscow ku martigeliyo dhiggiisa Iran Ebrahim Raisi Khamiista.

Ugu yaraan 85 qof oo ku dhintay duq eyn diyaarad oo ka dhacday gobolka Kaduna

Ugu yaraan 85 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaarad oo ka dhacday gob olka Kaduna ee waqooyi galbeed dalka Nigeria, halkaas oo ay ku cibaade ysanayeen dad muslimiin ah, sida laga soo xigtay waaxda gurmadka deg degga ee dalkaas.

Dadka rayidka ah waxay ku dhinteen bam lagu soo qaldayâ’, ayuu yiri madaxaweyne Bola Tinubu isagoo aan bixin xogta tirada dadka ku dhintay weerarkaas. Duqeynta diyaaradda ayaa la sheeg ay in lagubartilmaameedsa nay ay urur argagaxiso ah iyo burcadda hub eysanâ’.

Masâ’uuliyiinta dalkaas ayaa shee gay in in ka badan 60 qof loola cararay isbitaalka si halkaas loogu dabiibo.Dhacdadan ayaa dhacday Axad dii. Barasaabka gobolkaas ayaa ku baaqay barita an




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip