
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA DICEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan iyo Deni midkee ayey u toosi doontaa?
Madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud iyo Hoggaamiyaha Pun tland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa mid wal ba si gaar ah wuxuu u tijaabinay a aragti isbeddel ah.
Xasan Sheekh wuxuu rabaa isbe ddel saameynaya guud ahaan Soo maaliya, halka uu Saciid Deni rabo isbed del sa ameynaya Puntland. Labada isbeddelba waxay leeyihiin dad siyaas iyiin ah oo diidan.
Deni wuxuu tijaabinaya inuu Puntla nd ka hir geliyo nidaamka asxaabta badan iyo qabashad a doorasho qof iyo cod ah.
Halka uu Xasan Sheekh si heer federaal ah u tijaabinayo inuu beddelo haykalka dowladni mada isaga oo dalka siinaya ku dhaqanka han aan madaxw eyne iyo ku-xigeen, inuu taas meel-mariyo ayaa ku xiran inuu dastuurka dha meystiro oo baarlamaanka mariyo.
Labada tijaaba ma sahlana. Mad axweyne Xasan Sheekh ayaa ololihiisi doorashada ku ba llan-qaaday in uu dhameystiri doono dastuurka, haddii la doorto.
Madaxweyne walba oo tega Villa Somalia ayay taasi qorshaha ugu jirtaa laakiin inta bad an waa laga baqaa markii doorashada dhacdo.
Farmaajo ayaa 2017-kii xukunka ku qa atay qoddobo ay kamid ahaayeen inuu dham eystiri doono dastuurka, laakiin waa ku dhici waayay intii uu xafiiska joogay. Dadka qaarkii waxay yiraahdan uma aheyn mudnaan ee waa uu awooday in uu dhameystiro.
Haddii uu madaxweyne Xasan Sheekh uu taas ku guuleysto waxay ka dhigan tahay inuu xirmay mashruucii ugu dheeraa ee lacag laga bixiyo marka laga hadlayo dowladnimada Soo maaliya.
Tijaabinta arrimo waaweyn sida dhameystirka dastuurka iyo isbeddelka hanana dhismeedka qaranka ayaa dhinaca kale lagu fasiri karaa inuu madaxweynaha ku tijaabinayo awooddiisa hoggaamineed.
Saciid Cabdullaahi Deni isna culeys badan ayaa ka haysta inuu beddelo habkii lagu imaan jiray xukunka maam ulka Puntland. Maamul kaas ayaa tan iyo 1998-dii waxaa madaxda doo ran jiray 66 Xildhibaan oo ay soo qoraan oday aasha qabaa’ilka.
Inuu Deni beddelo habkan oo uu qabto doo rasho qof iyo cod waxay ku jirtay waxyaabihii loo doortay. Waqtiga u dhiman oo aad u yar ay ay dadka qaarkii ku diidan yihiin dhaqan-gelinta qorshahaan iyaga oo uga dhex jeeda muddo kororsi.
Danjire Abuukar Baalle" Waxaa jira dalal badan oo diyaar u ah in ay hub nuuc walba ah siiyaan dowladda".
Danjire Abuukar Baalle ayaa sheegay in ay jiraan dalal badan oo diya ar u ah in ay Dowladda So omaaliya siiyaan hub no oc walba leh iyo dad u tab abaran hubkaas sida loo isticmaalo. Wuxuu tilmaamay in ka qaadista cu naqabateynta hubka ee saarneyd Soomaaliya 30-kii sanno ee la soo dhaafay ay sahleyso in Soomaaliya soo iibsato ama ay ka hesho saax iibadeeda caalamka hub casri ah. " Wadamo badan oo asxaab aan nahay ayaa jira oo diyaar u ah in ay hub siiyaan Dowladda dhexe ee Soo maaliya, wadamo kale oo waxaa jira ka gan acsada hub iyo sidii loo soo iibsan karo ama lagu soo iibsan karo sameeyno, taas waxay sa hleysaa wada-hadalka aad galeysid ama soo gadaneysid ama aad ku soo heleysid mucaa wino maaddaama cunaqabateyn aan ku saarn eyn," ayuu yiri Danjire Abuukar Baalle. Sidoo kale, Danjiraha oo hadalkiisa sii wata ayaa hoosta ka xariiqay in qaadista cunaqabateynta hubka ay Soomaaliya kaga dhigan tahay maa lin weyn,islamarkaana dalal badan ay ku dhii rigelineyso in ay hub nooc walba ah siiyaan Soomaaliya. "Cunaqabateynta waxay cunaq abateyn u ahayd qof walba oo rabo xitaa inuu ku siiyo kuma siin karin oo waxa uu ka baqa ayay in golaha ammaanka uu dhib uga yima ado, hadda waxay noo fududeyneysaa wada mo badan oo asxaabo nahay allaala noocii aan rabno, noona tababaraan dadkii isticmaali la haa hubkiina noo keenaan,". Dowladda Feder aalka Soomaaliya ayaa balan qaadday in hu bka au soo iibsato uusan geli doonin gacanta cadowga, Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa soo dhoweeyay tallaabada cunaqabate ynta hubka looga qaaday Soomaaliya, iyagoo bogaadiyay Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Howlgal qorsheysan oo laga fuliyey deega anka Daynuunaay ee gobalka Baay
Hawlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deega anka Daynuunaaye ee gobolka Baay ayaa lagu burburiyo goobo lacago baad ah Khawaarijta ay ugu qaadi jireen dad ka shacabka Soomaali yeed.
Hawlgalkaan waxaa hoggaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad ee guutada 8aad qeybta 60aad ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed X/le Axmed Maxamed Nuur (Axmed Dhag eey) ayaa sheegay in maleshiyadda Khawaarijta loo ga burburiyey goobo ay lacago Baad ah ay ka qaadayeen Shacabka oo u dhaxaysa degaana da Moodo – Moodo iyo Daynuunay ee Gobalka Baay.
Deegaano ka tirsan gobolka Baay iyo guud ahaan dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed wa xaa ka socdo haw lgallo ka dhan ah Khawaari jta, kuw aas oo ay iska kaashanayaan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaan ka.
W/W/Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS oo warbixin ka dhageystay waf digii ka qeyb ga lay shirkii CEN-SAD ee lagu qabtay Dalka Liibiya.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaamina ya wafdiga Sooma aliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka kulanka iyo wax yaabihii looga hadlay.
Wasiir Yuusuf ayaa yiri "Shirka wuxuu ahaa mid balaaran oo ay kasoo qeyb ga leen Wadamada ku bahoobay (CEN iyo SAD) ee Saaxil iyo Saxaraha ee Wasaaradahooda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Waxaa si qoto dheer loo falanqe eyay sida looga hortagi karo tahriibka sharci darada ah ee ay wadaan dadka ku nool qa arada Africa, shaqo la’aanta ba ahsan ee ka jirta qaarada Afrika & sidii shaqo loogu abuuri lahaa wadam ada xubnaha ka ah (CEN iyo SAD) ee Sahel iyo Saxaaraha oo ay Soomaaliya Xubinta ka tahay.
Soomaaliya ayaa soo bandhigtay aragtide eda ku aaddan sidii shaqooyin cusub loo abuuri lahaa Shaqo doonka, isla markaana looga hor tagi lahaa Soc daalka sharci darada ah iyo kuwa ka ganacsada Tahriibinta Dadka
Sidoo kale, Wasiir Yuusuf Maxa med Aad an inta uu ku sugnaa dalka Liibiya wuxuu kulan miro dhal ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Shaqada ee dalka Liibiya Ali Al-Abed, waxayna ka wadahadleen sidii loo horumarin lahaa xiri irka labada dowladood iyo iskaashiga labada wasaaradood ee Liibiya iyo Soomaaliya ee dhanka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Ugu danbayntii Wasiirka Wasaara dda Shaq ada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Dr. Maxam ed Cilmi Ibraahim ayaa bogaadiyay wafdigii Soomaaliy eed ee ka soo qeyb galay shirka oo soo bandhigay aragtidooda wax ku ool ah iyo ka qeyb galka shirkaasi
Wasiirka Caafimaadka XFS oo khudb ad ka jeediyey Shir duceed la qaatay Madaxda Wa siirada Caafimadka Urur Goboleedka Afrika
Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyey Shir duceed lagu ca suumay Wasiirada Was aaradaha Caafi madka Urur Goboleed ka Afrika iyo Bariga Med iterrean-ka ee Hey’adda Caafimaadka Adduun ka oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay islamar kaana daba socdo Shirar isdaba jooga ah oo la xiira Shirka COP28 ee ka soc da Magaalada DUBAI.
Khudbadda Wasiirka ayaa diiradda lagu saa ray sida ay Soomaliya ugu go’ an tahay xal u helidda xaaladaha ka dhashay Isbadalka Cili madda iyo saa meynta uu ku yeeshay Caafim aadka.
Si gaar ah ayuu Wasiirka ugu nuux nuuxsa day saameynta ay ku yeelatay Soomaaliya oo ay ka mid tahay Abaari hii u dambeeyey ee dal ka ku dhuftay sidoo kale hada oo ay dadka So omaaliyeed Wajahayaan EL Nino ( Fatahaad aad u baaxad weyn) taasoo gaysatey qasaaroo yin isugu jira barakac, nafa qadaro iyo cudu radda faafa.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS ay aa ku ayaa tilmaamey muhiima dda ay lee dah ay xoojinta nidaamka Ca afimaadka dalka oo lagu daray joogta ynta ka hor tagga isbadalka cimil adda iyadoo loo maraayo isku xirka xogta isbadalka cimiladda iyo midda Caafima adka, iyo sidoo kale xoojinta Caafimaad ka bulshadda ayaa u ah aas aas arrimaha hormartinta iyo ka hortaga qataraha ka dhasha isbadalka cimilada
Guddoomiyah SODMA oo dalka Imaa raadka ugu qeyb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka
Guddoomiyaha Hey’adda Maare ynta Musi iboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdu lle ayaa ka qayb galay shirka Axdiga ka hortag ga musiibooyin ka kaas oo daba socday Shirka Isbed elka Cimillada ee ka socda dalka Isutag ga Imaaradka Carabta.
Shirkaan inta uu socday waxaa lagu yaboo hay dhaqaale badan oo loogu talagalay wax ka qabashada inta aysan dhicin aafooyinka sababi kara khasaaraha madaama ay Soomaaliya ka mid tahay dalalka ay sida aadka ah u saame eyaan is badalada cimilada ee dunida ka dhaca
Waxaan ka soo qayb galay shirk aan mad ax ka soctay dalalka taageera ama saaxiibka la ah Soomaaliya sida UK, France, Norway, EU, USA iyo wad amo kale oo danaynayey shir kaan.
Guddoomiyaha Hey’adda Maare ynta Musiib oyinka QarankaMaxamuud Macallim Cabdulle waxa uu ka mid yahay wafdi uu hoggaaminayo Madax weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxa muud oo dalka Imaaraadka u jooga ka qeyb galka shirka isbadalka cimillada adduunka ee CUP28
Kobaca dhaqaalaha Soomaaliya oo hoos u dhacay 0.8% sanadkan 2023
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya uu ku yimid hoos u dhaca dhan 0.8%, sida lagu ogaaday dib u ee gis lagu sameeyay kobaca dhaqaalaha Soo maaliya ee san adkan 2023.
Warbixinta ka soo baxday Ba ngiga adduunka ayaa lagu shee gay, in san adk an kobaca dha qaalaha Soomaaliya uu marayo ilaa 2.8 boqo lkiiba. Hal ka sanadkii hore uu ahaa 3.6 boqo lkiiba.
Bankigu wuxuu cadadkiisii ugu dambeeyay ee dhaqaalaha Soomaaliya ku sheegay, in dal ku weli u nugul yahay ku tiirsanaanta xad dhaafka ah ee ganacsiga iyo maalgelinta dibad da, kala duwanaanshaha dhaqaalaha oo xaddi dan, iyo u nuglaanshaha masiib ooyinka dabiiciga ah.
Xaaladaha la xidhiidha abaaraha, daadad ka, cayayaanka Ayaxa, qiimaha badeecadaha caalamiga ah oo sarre eya, iyo sidoo kale kor u kaca nabadg elyo-darrada iyo colaadaha, ayaa sabab u ah hoos u dhaca kobaca dha qaalaha dalka, sida uu bangigu shee gay Balse, Ban giga adduunku wuxuu sheegay in hoos u dhaca an uusan saa maynaynin, balanqaadkii ahaa in dow ladda Soomaaliya ay sii waddo dib-u-habe ynta si loo xoojiyo hay'adaha dhaq aalaha ee muhiimka ah iyo kor u qaadi sta xasilloonida iyo soo kaba shada dhaqaalaha dalka. Bankigu wuxuu qiray horumarka joogada ah ee Soomaaliya ee ku aadd an buuxinta shuruuda ha lagu gaarayo dhibcaha Dhameystirka dayn cafinta oo la filayo in go’aan laga gaaro bishaan Diseembar 2023.
Wasiir Juxa: Mucaaradku waxay ka cago jiideen inay nala fariistaan oo nala hadlaan
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Saciid Faarax Juxa, oo guddoomiye u ah guddi uu madaxwe yne Deni u magacaabay inay wa da xaajood la yeesheen siyaasiyiinta muca aradka, ayaa sheegay in aanay waxba ka su urto galin wada hadalada labada dhinac.
Wasiir Juxa ayaa ku eedeeyay kooxaha muc aaradku inay ka cago jiid een inay la fariistaan gud diga todoba da xubnood ah ee uu isagu hoggaa miyo. wuxuu sheegay in aanay u muu qaan inay diyaar u yihiin wada xaa joodka.
"Waan u tagnay, waan la hadalnay, waan xiriirnay, halkaas ayay kusoo urur tay inay ka gaabsadaan inay nala xaajoodaan,” ayuu yiri wasii Juxa oo rajo xumo ka muujiyay inay ku oggolaadaan in la wada hadlo.
Wuxuuse sheegay inay jirto fursad weli lagu wada hadli karo, wuxuuna ugu baaqay kooxaha mucaaradka inay miiska wada hadalka yima adaan, oo ay diyaar u noqdaan in laga wada xaaj ooda arrimaha ay diidan yihiin.
Hadalka wasiir Juxa ayaa yimid, iyadoo mucaaradku ay sheegeen inay fursad siinaya an ama sugayaan, go’aanada kasoo baxa guddiga isimada SSC- Khaatumo oo ku howlan inay soo saaraan, xal ay u arkaan inay looga gudbi karo khilaafka ka taagan arrima ha doo rashada.
Amiirka Qatar oo warqadaha aqoons iga safiirnimo ka guddoomay Danji raha Cusub ee Soomaaliya
Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Sooma aliya ee dalka Qatar Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar u magacaabay Dr Maxamed Ax med Sheekh Cali (Doodishe) oo ahaa Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya.
Fadhi ay yeesheen Golaha Was iirrada Xukuumadda Federaalka Soom aaliya No vember 23, 2023-ka ayaa sag ootin waxa ay u sameeyeen Wasiir Doo disho oo xilligaas qeyb ka noqday shir ka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada.
Digniin loo diray Ciidamada dowlad da Soomaaliya
Saraakiisha Maxkamadda Ciidam ada qal abka sida ee Soomaaliya ayaa uga digay Ciida mada kala duwan ee dowladda inay hubka dad ka ku dhibaa teeyaan, taas bedelkeedana looga baa han yahay inay kula dagaal amaan Al-Shabaab.
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha maxka madda ciidamada ayaa sheegay in dalka xilligaan uu kujiro waqti ay Ciidamada dowladda la dagaala may aan Al-Shabaab, isla markaan dagaa lka socda dhibaatooyin kala duwan ay kasoo gaareen.
Wuxuu Ciidamada dowladda uga digay inay dadka Shacabka ah dhgiba ateeyaan, isaga oo sheegay in askarigii dhib u geysta Shacabka tallaabo sharci ah laga qaadi doono.
Hadalka Ku xigeenka xeer ilaaliyaha max kamadda ciidamada ayaa kusoo aadaya xilli dhowr jeer askar katirsan Ciidamada dowladda soomaaliya ay dileen dad Shacab ah kuwo kal ena ay dhac u geysteen.
Hoggaamiyaha ciidanka difaaca dadweyna ha oo ka hadlay howlgal adii ka dhacay gobolka Hiiraan
Hoggoomiyaha ciidamada difaaca dadweynaha ahna madaxweynaha maamulka la baxay Hiira an State Cali Cismaan ayaa faahfaahin dheera ad ah ka bixiyay howlgalo culus oo saacadahii la soo dhaafay ka dhacay qeyba ka mid ah gobolka Hiiraan.
Hoggaamiye Cali Jeyte ayaa sheegay in ho wlgaladii Dorraad dhacay lagu xureeyay deegaano badan oo ku yaala jiinka wabiga Sha beelle oo maalmahii lasoo dhaafay abaabul ka wadeen kooxda Al-shabaab.
"Dhowr cisho ayaan keyntaan ku jirnay oo is ku diyaareynay baacsiga cadowga, Dorraad ilaa Dorraad ayaan ku jirnay howgalka ugu culus oo dhinacyo kala duwan ay iska kaashad een, si gaar ah ciidanka Macawiisley oo duruuf adag ku shaqeynaya, Cadowga uma suurta gelin inay iska kaana difaacaan oo weli ciidankii ayaa sii baacsanaya waa daciif Shabaabku, ma dagaalam aan ee markii ciidanka ay u jeedi waayaan waxay gowracaan dadka masaakiinta ah ee aan iska celi karin” ayuu yiri Hoggaamiye Cali Jeyte Cismaan.
Wuxuu sidoo kale sheegay isagoo fagaare ku yaala degmada Halgan kula hadlaayay dad weyne farabadan in loo baahan yahay qof walba oo shacab ah inuu ku dhiirado iska dhici nta kooxda Al-shabaab,
Cali Jeyte ayaa markii sadaxaad ku celiyay digniintiisii aheyd in dadka shacabka ah isaga soo tagaan meelaha ay joogaan Al-shabaab.
"Hadhow war ayaad sheegi doontaan, war hooy ka fogaada Shabaab, idinka iyo xoolihiina waa idin gubi doonaa, markii ay gacanteenu idin soo gaarto ha qeylina ee hada kasii fogaa da meelaha Shabaab joogaan” ayuu yiri Hogg aamiye Jeyte.
Si kastaba ha ahaate howlgalada ka dhacay Dorraad deegaanada hoostaga degmada Halg an ee gobolka Hiiraan waxay dowladda fedar aalka sheegtay in lagu dilay in ka badan 60 ka mid ah Al-shabaab, islamarkaana lagu burburi yay gaadiid dagaal iyo fariisimo kooxdu laheyd.
Maamul Goboleedyada Oo Si Cad U Diiday Casuumaad Uu U Fidiyay Gudoomiyaha Aqalka Sare
28-kii bishii November, Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ca sumaad u diray Guddoonka Baarlamaanada D/ Gobaleedyada dalka, isagoo ugu yeeray madal wada tashi, balse guddoonka Baarlamaanada Jubaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hi rshabelle ayaa goor dhaw diiday ka qeybgalka ama aq balida casumaadan.
Sababta ay u diideen ayey ku sheegeen arrimo ag ka mid tahay in looga baxay balamo hore loola ga lay oo ay kamid tahay is waafajinta dastuurka dowladda dhexe iyo kan dowlad goboleedyada.
Waxey sidoo kale diidmadooda sal uga dhig een inaan laga tala gelin howlaha wax looga bedelayo Dastuurka oo golaha shacabka iyo Aqalka sare oo kaliya ay isku koobeeb.
Si kastaba, Puntland ayaa horey u maqn ayd, iyagoo sabab uga dhigay labo qodob oo ay kusheegeen.
1- In aanan ka qayb-galin shirka nalagu casu umay inta ay ka caddaana yso cidda leh hog gaaminta Golaha Afhayeenada Goleyaasha Xe er-dejinta, Soomaaliya iyo inta wax laga qaban ayo hawlihii horey loogu heshiiyay, waxna laga baddelayo sharciga Socdaalka Soomaaliya.
2. Mas’uuliyadda kala duwanaash aha iyo iska hor-imaadka Dastuurka KMG JFS iyo Das tuurada DXDFS iyo shuruucda kale ee ay soo saaran Goleyaasha Xeer-dejintu waxaa Mas’u uliyadeeda qaadaya Guddoonka laba da Gole ee Baarlamaanka JFS
Muxuu Taliye Firin ku soo arkay xerada tababarka Booliska ee Kismaayo?
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaa liyeed Jeneral Sulub Axmed Firin oo maalmahan how lo shaqo u jooga Jubbal and ayaa kormeer shaqo ugu tagay ciidama da Daraawiishta Jubbal and ee lagu tababarayo xero ku taalla Waqooyiga magaalada Kismaayo.
Wasiirka Amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid iyo Taliyaha Ciidamadda Booliiska Qeybta gobolka Jubbada Hoose ayaa Taliyaha ku soo dhawe eyay dugsiga tababarka oo kormeer guud uu ku saameeyay.
Jeneral Sulub Axmed Firin Talyaha Ciidam adda Booliiska Soomaaliyeed ayaa ciidanka kula dardaarmay inay u diyaar garoobaan la dagaallanka al-shabaab oo la qorsheynayo in wajiga 2aad ee howlgalka laga bilaabayo Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.
Talyaha Ciidamadda Booliiska Soomaaliy eed ayaa sheegay in dagaalka al-shabaab ka sokow uu ciidanka Booliska waajibaad adag ka saaran yahay sugida amaanka dalka wuxuuna kula dardaarmay iney dedaalkooda sii xoojiyaan.
Guddoomiye ku-xigeenkii Bulshada KGS ee G/Bari oo lagu dilay Boosaaso
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Nin ganacsade ah oo Dorraad Aroortii hore lagu dilay Magaa lada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.
Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Ibraahim C/raxmaan Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed lagu dilay Dorraad Magaalada Boosaso.
Marxuumka ayaa la dilay isagoo ka soo bax aya Masaajid ku yaalla Boosa aso, waxaa na sidoo kale uu ahaa Gud doomiye ku-xigeenkii Bulsha da Koo nfurgalbeed ee gobolka Bari.
Dableydii dilka gaysatay ayaa goob ta isaga baxsaday, waxaana goob ta uu dilku ka dhacay gaaray Ciida ma da ammaanka, kuwasi oo ho wgallo samee yay, inkastoo aysan jirin cid la sheegay in loo soo qabtay dilka Marxuumka.
Dilalka loo gaysanayo dadka kasoo jeeda degaannada ka baxsan Puntland ayaa maalmi hii dambe kusoo badanaya Puntland, waxaana Jimcihii lasoo dhaa fayna gurigiisa lagu dhexdi lay Khadar Cabdi Cali oo ahaa Gud doomiyaha dhalinyarada Soomaali Galbeed ee Puntland.
Qaramada Midoobay oo sheegtay inay 110 qof ku geeriyoodeen fatah aadaha Soomaaliya
Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aad antini mada ee Qaramada Midoobay (UN OCHA), ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ku dhin tay fatahaadaha Soomaaliya ay kor u dhaaftay 110. Hay’adda OCHA ayaa warbixin ay soo saartay waxay sheegtay inay in ka badan hal Milyan oo qof ku barokaceen fata haadada So omaaliya.
Sidoo kale waxay sheegtay, kiisas looga shakisan yahay cudurka Daacu unka iyo shu ban biyoodka in laga soo sheegayo degaana da dowlad goboleed yada Hirshabeelle iyo Galmudug.
Hay’addu waxay ku nuuxnuuxsatay in ilaa hadda, kaliya 30% kamid ah dadka ay dhibaat adu saameysey ay heleen gargaar.
Todobaadyadii u dambeeyay waxaa Sooma aliya ka da’ay roobab mahiigaan ah oo aan horay loo arag. Waxaana roobabkaasi ay ka dhashay khasaa rooyin naf iyo maalba leh, barakac baahsan iyo burbur baaxad leh.
Daadadkan ayaa loo aaneynayaa ifafaalaha cimilada El Niño, taasoo ka dhalatay kuleylka ka jira badweynta Baasifigga.
Sarkaal katirsan Ciidamada Jubba land oo ku dhintay Daadadka roobka & Xildhibaano ka hadlay
Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay Daadadka Roobka iyo fatahaada uu Wabiga Jubba ka sa meeyay degaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Alle ha u naxariistee waxaa Daad adka roobka ku geeriyooday Sharma ake Cabdulla ahi Maxam ed oo katirsa naa Ciidamada Dara awiishta Jubbala nd, xilli uu ku sugnaa degaanka Buula-Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose, wax aana ka tacsiyadeeyay xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka.
Ina Ilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun,
Waa geeri aad u naxdin iyo xanuun badan, wa xaan uga tacsiyeynayaa nafteyda iyo tan qoys ka iyo qaraabada geerida ku timid walaalkey #Sharm aake C/laahi Mohamed oo tirsanaa saraakiisha safka hore ee dagaalka ee ciidanka Daraawiishta Jubaland oo daadadkii ka dha shey roobabkii mahiigaanka ahaa uu qaadey isagoo gudanaaya waajibaadkiisa, deegaanka #Buula_Gaduud ee Gobolka Jubadda Hoose.
Ilaahey naxariistii jano ha siiyo, qoyska, caru urta iyo dhammaan ehalka kale uu ka geeriyoo deyna samir & iimaan ha naga wada siiyo, Aamiin, aamiin.Degaannada iyo degmooyinka Jubbal and ayaa waxaa ay kamid yihiin meel aha ugu daran ee uu Wabiga ka fatah ay, sidoo kale daadadka ay saameynta ku yeesheen, waxaana ku geeriyooday dad farabadan kuwo
kalena ay ku bar akaceen.
Ciidanka Xoogga oo Howlgal qorsh eysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan G/Baay
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliy eed ay aa Howlgal qorshe ysan fuliyay deegaann ada Adeegoow, Garaar, Warta Doolar, iyo Weeley, oo katirsan gobolka Baay.
Taliyaha Ururka 46-aad Guutada 8-aad Qey bta 60-aad Xds X/le Xasan Aadan Maxam ed (Xasan Taar) ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka ay ku bur-buriyeen xar unta diiwaangelinta khawaarijta iyo goob ay lacago baad ah kaga qaadi jireen Shacabka ku dhaqan gobolka Baay.
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanayaa saaxiibada caalamiga ayaa howgallo ballaaran kawada goboll ada dalka ee ay khawaarijtu ku dhuumaalsa nayaan, Kuwaas oo lagu dilay Khawaarij badan
Booliiska Somaliland oo gacanta ku dhigay koox budhcad ah oo nin Hargaysa ku dilay
Booliiska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay Koox dhallinyaro ah oo tuug ah oo 14, 11, 2023 xaafada Masal aha ee Hargaysa ku di lay marxuum lagu magacaabi jiray Xasan Dac ar oo 46 jir ahaa, iyaga oo ku dhuftay 9 midi yood.
Taliska Ciidanka Booliska So mali land ayaa sheegay in gac anta lagu soo dhigay eedeysana yaasha dilka gaystay oo lagu kala magacaabo Xamse Cabdi Saleebaan oo 23 jir ah iyo Ay aanle Muxumed Xaashi 22 jir ah oo ku eeda ysan dilka.
Booliisku waxa uu sheegay in kadib markii ay dilka gaysteen in ay baa dheen marxuum Maxamuud, iyaga oo qaatay mobile-kiisii gac anta kaasi oo uu booliisku marag muujin uga dhigay eedaysanayaasha.
Marxuumka la dilay ayaa ahaa darawalku shaqaysta gaaddiidka dad weynaha ee loo yaqaan Probox-ta, iyaga oo iska dhigay in ay ka kiraysana yaan kadibna dilay. Booliiska ayaa sheegay in sidookale ay eedaysanayaa shu, 3, 11, 2023kii ay dhaceen isla markaana ay dhaawacyo u gaysteen dhibane Mustafe Cali Cabdilaahi oo tagsiile ah, kaasi oo ay la tageen Qudbiga Sheekh Cumar ee Hargaysa.
Israel Oo 10,000 Oo Duqeymo Cirka Ah Ka Geysatay Qasa Tan Iyo 7-Dii October
ICiidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay qaa deen ku dhawaad "10,000 oo duqeymo cirka ah” oo ay ka gaysteen Marinka Qasa tan iyo bil owgii dagaalka 7-dii October.
Ciidanka Israa’iil ay
aa ku macneey ay arrintaan in ciidamadooda dhulka iyo cirku ay "si wada jir ah u wada shaqa ynayaan” si ay "hawlgalkii dhulka ah ee ciidanka Israa’iil ee Marinka Qasa” u guulaysto.
Mar sii horreysay, afhayeenka xuku umadda Israa’iil Elon Levy ayaa ku dhawaaqay in ciidammada Israa’iil ay awood u yeesheen inay aqoon sadaan 800 oo godad dhulka hoostiisa mara oo ku yaalla Qasa, kuwaas oo 500 oo ka mid ah la burburiyay.
Dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaan wax war ah kasoo saarin warkaan ku saa bsan beegsiga godadkooda ee Isr’aail ay sheegatay.
Dowlada Russia oo qasab ku askar eyneysa dhalinyaro Somali ah
Dhalinyaro Soomaali ah oo waxbarasho iyo Tahriib u tageen Mag aalada Moscow ayaa xaa ladooda laga soo deyrinayaa.
Somalidaanayaa qarka u saaran in xoog lagu Askareeyo kadib-na lagu shubo furumaha dag aalka u dhexeeya Ukrein iyo Russia.
Shakiga iyo Cabsida arintaan waxaa ka dhaw aajiyay Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Blurusia kaasoo xusay in xabsiyada ay ku jiraan Soomaali badan.
Hadii ay Dowlada Somalia ka soo gaari we yso dhalinyyaradaan waxaa macquul ah in Dow lada Russia askareyso kadibna Ukrein ka hor geyso”ayuu yiri Gudoomiyaha.
Masuulkaan oo laftigiisu Jaamacad ka dhig to Blurusia ayaa sheegay inta badan dhalinya radaan 60 ruux ka badan inay tahriib u ahaa yeen wadanada Yurub balse hada xaalku ku adag yahay..
"Safir ku xigeenka Somalia u fadhiya Russ sia ayaa Soomaalidaan lacag uga qaatay $400 qofkiiba inuu u sameeyo Dukumentiyo Soma liyaugu laaban lahaayeen’wuuna ka dhuuntay markuu lacagaha ka urursaday”ayuu yiri gudoomiyaha .
Dowlada Russia waxaa fursad u noqon kara qofkii sharci heysan iyo midkuu ka dhaco intaba madaama markii hore dal kooda lagu tagay arimo waxbara sho.
Musiibo ka daran dagaalka oo ku soo fool leh Gaza iyo digniin laga bixiyey
Iyadooiska horimaadka Israa’iil iyo Xamaas ay sii socdaan , waxaa jira walaac isa soo tar aya oo ku saabsan khatarta cudurro halis ah oo ka dila aca magaalada Ga za. Wa xaa jiri kara dhimasho ba dan oo Gaza ka soo gaarta cudurrada iyo kaabayaasha caafimaadka ee meesha ka baxay marka loo eego bambo oyinka iyo gantaalaha sida uu sheegay Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) oo ka digay.
"Ugu dambeyntii, waxaan arki doo naa dad badan oo u dhimanaya cuduro marka loo eego duqeynta haddii aanan awoodin inaan dib u soo celinno nidaamka caafimaadka oo aan bixi nno aasaaska nolosha sida cunto, biyo, daawo iyo dabcan shidaal la siiyo Isbitaallada,” ayay tiri afhayeenka WHO Margaret Harris.
Dagaallada intooda badan, dad badan ayaa ku bukoodaa kuwaasoo qa arkood u dhinta saameynta caafimaad ee aan tooska ahayn ee iska horim aadka marka loo eego saameynta to os ka ah ee bambooyinka, rasaasta iyo hubka kale, ayuu yiri Dr. Barry Levy, oo ah Profasor ku-xigeenka Jaamacadda Tufts ee Caafima adka Saamayntan dadban waxaa inta bad an sababa burburka kaabayaasha rayi dka, kuwaa soo bixiya cunto, biyo, hoy iyo daryeel caafi maad, iyo sidoo kale barokac qasab ah.
Saamaynta aan tooska ahayn ee caafim aadka waxaa ka mid ah xaala daha cudurrada faafa ee caloosha iyo mindhicirka sida daacu unka, oo ay ugu wacan tahay helitaanka biyo nadiif ah oo yaraaday, iyo xanuunnada neefsa shada ee la kala qaado sida jadeecada, qaax ada iyo Covid-19, qayb ahaan waxaa sabab u ah xaaladaha nololeed ee ciriiriga ah. Hoos u dhigista adeeg yada caafimaadka dadweynaha, sida tallaalada iyo tallaabooyinka lagu xaka meynayo cudurrada dillaaca, iyo sidoo kale nafaqo-xumada sii kordheysa ayaa sidoo kale gacan ka geysan karta dhacdooyinka iyo darna anta cudurrada faafa.
Diyaarado wax basaasa oo lagu ar kay Hawada M/Qasa
Wasaaradda Difaaca ee Ingiriiska ayaa diy aaradaha wax indha-indheeya u dirtay hawada sare ee Qasa, si ay u soo uruuriyaan xogo sirdoon oo ku aadan halka ay Xamaas ku hayn kar aan maxaabiista ay gacan ku hayaan.
Xoghaya caafimaadka Victoria Atkins aya BBC da u sheegtay axadii, in diya araduhu "aysan wax hub saarn ayn”, balse BBC du waxay arrintaas ka xaqiijisay wasaaradda difaaca.
Waxay tiri: "Waxay raadinayaan lah aystay aasha, sababta oo ah inkasta oo qaarkood la sii daayay, hadana sida caadiga ah waxaa jira kuwa badan oo u baahan in xabsiga laga sii daayo.”
Shan ruux oo u dhashay Ingiriiska ayaa la la’yahay tan iyo weerarkii 7 dii October Xamaas ku qaaday Israel.
Israa’iil oo bilowday howlgalka dhul ka ah ee koonfurta Qasa
Madaxa militariga Israa’iil ayaa sheegay in howlgalkooda dhulka uu ka bilowday koonfurta Qasa,kadib markii ay meesha ka baxday xabad joojin socotay muddo tod obaad ah.
General Herzi Halevi ayaa u sheegay ciid amada ku sugan koonfurta Israa’iil in howlgalku aanu noqon doo nin mid ka awood yar marka la barbar dhigo kan ka socda dhulka go’doonsan ee waqooyiga.
Duqeymaha Israa’iil ay ku hayso Khan Yuu nis iyo Rafax ee koonfurta ayaa sida muuqata la mid ah kuwii xerada qaxootiga ee Jabaliya ee waqo oyiga oo aad u xooganaa.
Ciidamada Isr’aaiil ayaa sheegay in halkaa ay kula dagaallamayaan kooxda Xamaas, hase yeeshee dadka rayidka ah ayaa laga cabsi qabaa in khatar weyn ay ka soo gaari karto duqeymaha iyo dagaallada halkaa ka socda.
QABUURAHA CASRIGA AH EE EDOODDA KA DHALIYAY DALKAN MUSLIMKA AH
Xabaalo Mid ka mid ah shirkadaha dhulka iibiya ee ugu waaweyn da lka Masar ayaa muran baahsan ka dhex dhalisay baraha bulshada, ka dib markii ay ku dhawaaqday inay hayso dhul qabuuro loogu talogalay oo u dhow caas imadda maamulka taas oo lagu iibinayo lacag dhan hal Milyan iyo badh Giniga oo Masar ah una dhiganta ku dhowaad 50 kun oo doollar.
Dhulka qabuuraha loogu talogalay oo ku yaalla meel aan sidaas uga fogayn magalaada Qaahira ayay Sshirkaddu waxay xayaysiiskeeda ku shaacisay in qabuurahan ay yihiin kuwo qoysaska iyo dadka ehelka ah loo qorsheeyay in lagu duugo .
Qabuuraha oo ku fadhiya dhul cabbirkiisu gaarayo ilaa 40 mitir oo la bo jibbaaran, ayay shirkaddu tilDorraady in lagu aasi karo ilaa 8sidde ed qof oo jira rag iyo dumar.
Shirkaddu waxa ay sheegtay in xabaalahan ay leeyihiin adeegyo muh iim ah sida masjid lagula tukado salaa dda janaasada, goob lagu dhaqo meydka , kaamirooyin qabriga lagu ilaaliyo, aayado Qur'aan ah oo qabri ga lagu qorayo iyo baakinno la dhigan karo gawaarida dadka meydka aasaya.
Lacagta lagu iibanayo qabuuraha oo ah aad u badan ayaa waxaa si weyn walaac ugu muujiyay dadka waddank aasi oo sheegay in aysan suurtagal ahayn in lacagtaan xad-dhaafka ah xabaalo lagu iibiyo, iyo in qof dhintay laga gado dhulka lagu aasayo .
Masar oo dal Muslim ah ayay sheeg een in dadka dhintay ay tahay in ay helaan xaquuqda ay leeyihiin ee ah in lagu aaso goobo ayaga loo diy aar iyay oo aan jirin wax lacaga ah lagu iibin.
Doodda ka taagan baraha bulshada ee iibinta qabuuraha xabaalaha iibka ah
Qoraalka sawirka, xabaalaha iibka ah Dadka isticma ala baraha bulshada, culimada iyo guud ahaan dadwe ynaha dalkaasi ayaa si weyn uga dooday soo badhigi dda shirkadda qabuuraha iibka, ayaga oo sheegay in aysan macquul ahayn in dadka dhintay laga iibiyo halkii lagu aasi lahaa.
Xaquuqda qofka ayay sheegeen in ay ka mid tahay in uu helo meel lagu aaso, ayada oo culeeys dhaqaale la saarin qoysaka uu ka geeriyo oday marxuumka .
Dr. Xassam Yuusuf oo ah cilmi baare iyo qoraa reer Masar ah ayaa qoraal uu arrintaas kaga hadlayo oo uu soo dhigay bartiisa X ee horey loo oran jiray Twitter waxaa uu ku yir "Mashruuc xabaalaha lagu iibinayo waa mid muran badan ka abuuray gudaha dalka, waddan qarka u saa ran in lacag la'aan ay ku dhacdo oo dadka nolosha ay halgamayaan”
Qaar ka mid ah dadka reer Masar ayaa ku jeesjeesay qorshaha ay shirkaddu soo bandhigtay .
"Runtii, kani waa mashruuc kobcin doona dhaqaalaha Masar, waxaa kordhi doona dakhliga doollarka Masar soo gala, sababtoo ah waxaa badan doona codsiyada ganacsatada waaweyn ee adduunka ee dalban aya in Masar lagu aaso,” ayuu yir mid ka mid ah dadka ka falceliyay arrintan . Culimada dalkaasi ayaa dhankooda sheegay in qabuurahan ay yihiin kuwo qaali ah oo aysan iibsan karin dadka dabaqadda dhaxe iyo hoose ee dalk aasi ku nool, ayna la mid yihiin guryaha dadka caadiga ah ee la deggan yahay.
Maxay dowladda Masar ka tir xabaalaha doodda dalkaasi ka abuu ray?
Dad xabalaha booqanayaQoraalka sawirka, Dad xabalaha booqanayaWasaaradda guriyeynta Masar ayaa shacisay in dadka dhinta ee dalkaasi ee Muslimiin iyo Masiixiyiinta isugu jira ay u diyaarisay xabaalo lagu aaso.
Wasaaradda waxa ay tilDorraady in qof kasta oo u dhashay dalkaasi uu xaq u leeyahay in uu helo dhul lagu aaso, ehal lada looga baahan yahay inay soo cadsadaan marka uu qof ka geeriy oodo.
Qiimaha halkii qabri ee dalka Masar ayaa ah 75 doollar.XIGASHO:-BBC
GABDHAHA KU DHACAY DUGSIGA SARE EE RAG AY SOOMAALI KA MID YIHIIN U GUUR DOONTAAN
Haween Waxaa jira xariir soo jireen ah oo u dhaxeeya dalalka Soo maliya iyo Maroocco. Mid ka mid ah waxyaalaha lagu saleeyo xiriirka waxaa kamid ah masaajid ku yaala magaalo lagu magacaabo Ouarza zate, oo lagu magacaabo Somali.Magaaladaas ayaa la sheegaa inay halbowle u ahayd ganacsiga Afrikaan ka, ee tagi jiray dalkaas, waxaana Gan acsatada hal kaas u safri jiray kamid ah Soomaalida, oo xiri ir ganacsi la lahayd Moroc co, kuwaas oo la sh eegay inay dhiseen masa ajidka loogu magac daray Soomaaliya ee loo yaqaano (Mo squée Somalie). Balse dhawa an waxaa soo batay ragga Soomaliyeed ee doonaya in ay guursadaan haweenka u dhashay dalka Marroocco.
Cabdiraxaman Nuur Qanyare oo ah 72 jir, howlgab ah oo ka yimid Ing iriiska, ayaa sheegay inuu dagay wadd ankaas sanadkii 2014 kii.
Haween Morocco Hadda waa ganacsade ku leh goob ay ku soo dagaan dalxiisayaasha.
"waxaan Marrocco u doortay oo aan usoo dagay madaama aan ahay nin aan xaas aan lahyeen si aan uga helo qof aan waysada ku dhawrto mar hore ayaan dalka tagay oo soo indha indheeyay "
Waxa uu sheegay in tan iyo markii uu halkasi soo dagay uu kusoo dhaweeyay ragg badan oo Soomali ah oo doo nayay in ay soo dagaan, kana guursad aan gabdhaha dalkaasi u dhashahay .
"Waxaan dareemi karaa qiimaha ay ledahay markii meesha aad qof ka taqaano oo uu kusoo dhaweeyanayo” ayuu BBC da u sheegay Qany are oo ah waaya arag sida uu oo sheegay soo maray wadamo badan oo caalamka ah, ka hor inta uusan saldhigin waddan kaan uu ku soo dhaw eeyo Soomaalida.
Cabdirxmaan Wuxuu sheegay in uu ragga Soomaliyeed ee dalkaasi taga ka caawiyo sidii ay u heli lahyeen gabdh aha wadankaas u dhalat ay. "waxaad arkaysaa dad badan oo adiga oo wadad ,maray kugu soo booday oo ku dhahay helab miyaa inta ay ay qof kugu qaldan mafrka waa dad qalbi wanaagsan ".
Haween Waa gabdho nuucee haweenka ay ragga Soomaaliyeed guurka u doon taan?
Morocco waa dal muslim ah. Sagaash an iyo sagaal boqolkiiba dadka ku nool ayaa haysta diinta islm aam ka. Sidoo kale dhaqan ahaan kuma adka dadko oda in ay ajnabi guursadaan.
Sida uu noo sheegay Cabdiraxmaan oo rag Soo maaliyeed horay uga caawiyay guurka gabdhaha dalkaas, waxaa jiray xa fiisyo kooban oo haya gabdho guur diyaar u ah. Shuruudo kooban ayay tahay in soo maraan ragga u aada xafiisyadaas inay guursa daan.
In ay cadeeyaan waddanka uu ka yimid, dhaqaalihiisa iyo in uu guur ar hore soo maray ayaa kamid ah shuruud aha uu noo sheegay Cabdir axmaan inb la hor dhigay ragii uu horay uga caawiyay guurka gabdh aha."Waa in uu keeno waraqada cade eynaysa in uusan danbi lahyeen iyo waraqadaha dhalashada ee asalka ah”, ayuu Cabdiraxmaan hadalk iisa ku daray. Balse waxa kale oo uu sheegay in haweenkaan ay u bad an yihiin kuwa iskood u xamaasha ama baagamuudo ah.
"Gabdhaha guurka diyaarka u ah ee ragga Soomaliyeed guursadaan waxay u badan yihiin gabdhao ku dhacay imtaxaanka dugsiga sare oo ka xisho onaya in dib ugu laabtaan iskuulka oo caruur ka da’yar ay la fari istaan," ayuu BBC u sheegay Cabdiraxmaan.
Wadamo badan oo caalamka ah oo ay kamid tahay Morocco ayaa arrintaan ka tahay ceeb, iyaga oo ardeyda ku dhacda fasalka ugu dambe eya ay doo rbidaan inay waxbarashada isaga haraan.
Cabdiraxmaan ayaa BBC da u sheegay:
"Badanaa halkaan in gab dhuhu imtxaanka dusiga ku dhacaan waa wax a ceeb ah. Marka qofkii saas ah waa iska guursada ama nin ayuu iska doontaa”. Waxa uu sheegay Cabdiraxmaan in ay jiraan haween dulaal ah oo ka shaqeeysa arrimaha guurka qorsheysan oo dhaqan ka ah Mor occo, kuwaas oo gacan ka geysta isu imaatinka gabdhaha iyo ragga. Inta badan ragga ayaa tilmaama nuuca gabadha ay u baahan yihiin.
Bulshada Maroocca ayuu sheegay inay yihiin dadka wanaagsan oo jecel dadka Soomaliyeed, balse haweenkooda ay ragga soomaaliyeed guursadaan ayaan jeclayn in loo soo wado Soomaaliya iyo sidoo kale Do wlada deeganka Soomaalida, maadaama ay wararka ku arkaan colaado ka dhaca goobahaas, sida uu sheegay Cabdiraxmaan. XIGASHO:-BBC


0 



HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA DICEMBAR 2023-KA
..