
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 4-TA DICEMBAR 2023-KA
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa faah-faa hin ka bixisay cidda hub lasoo degi karto, ka dib markii Soomaaliya laga qaaday cunaqab at ayntii hubka ay saarneyd 32-ka sano.
Xuseen Macallin Maxam uud, oo ah la-taliyaha amniga qaranka madaxw eyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in dow ladda Soomaal
iya iyo ciidama deeda ay soo gadan karaan hub kala duwan.
‘’Dowladaha xubnaha ka ah dowla dda fede raa lka waa dalban karaa hub oo awoodda ay leeyihiin ku xiran maa ddama ay leeyihiin bool iis iyo aslu ub kaliya, loona oggolyahay inay maamu laan hub iyagana ku siman inay si nida ami ah dalka ula imaan karaan,” ayuu yiri Xuse en Macallin.
Isagoo ka jawaabayey sababta ay maamull adu hub usoo dajisan karaan ayuu yiri "Dab can dowladeey ku hoos noolyihiin, kaligood wax ma same eyaan, dowladda Soomaaliya ayey ka mid yihiin, dowladda iyo xafiiska amn iga qaranka laga dhexdhisay ayaa nidaamka ay u keensan karaan xad didaya, iyada oo heshiiskii amniga qara nku uu dhigayo in ciid amo u gaar ah oo booliska ah iyo ciidamada u gaar ah oo asluub ah ay yeelan karaan, marka hub intaas ku xaddidan ayey keensan karaan” ayuu yiri Xuseen Macallin.
Wuxuu intaas ku daray in maamul gobolee dyada ay oggolaansho ka qaaadanayaan dowladda dhexe ka hor inta aysan hubka dalban.
Dhinaca kale, Xuseen Macallin Maxamuud ayaa sheegay in laga bilaabo 2-dii December, Soomaaliya hub nooc kasta oo hub ah oo dunida lagu kala iibsho ay xaq u leedahay inay soo gadato.
Wuxuu sheegay inaysan jirin wax shuruudo ah oo Soomaaliya u dhiman ama laga sugayo inay buuxiso
Ciidamada Soomaaliya ayuu sheegay inay muhiim tahay inay helaan hub ay kaga adkaan ayaan ururka Al-Shabaab oo ay dagaal kula jirto.
"Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa gacmaha ka xirnaa, hubka la wada haysto hub ka waa weyn oo uu dalka ku ilaalin karo, cidda hubka ay haysato si khaldan u istcimaalaysana shaqa ka qaban karo ayey muhiimaddu tahay hadda,” ayuu intaas ku daray Xuseen Macallin.
Guddiga madaxa bannaan ee Hirgel inta Das tuurka Soomaaliya iyo Guddiga la socod ka Dastuurka BJFS kulan ku yeeshay Muqdisho
Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegsita iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Guddiga la soc odka iyo hirgelinta Dastuur ka ee BJFS ayaa Shalay kulan ku yeeshay magaal ada Muqdisho ee caasim ada Dalka.
Kulankaan oo ay goob joog ahaayeen Gud doonka labada guddi ayaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa soo bandhigida warbixinta soo jeedinta wax-kabeddelka cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4-aad ee Dastuurka KMG ah oo ay soo diyaariyeen xubnaha guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka.
Guddoomiyaha guddiga Madaxa bannaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Burh aan Aadan Cumar oo ugu horreyn ka hadlay munaasbada ayaa u soo bandhigay xubnaha Guddiga La-socodka Dastuurka BJFS soojeed inta warbixinta cutubyadda 1-aad ilaa 4-aad ee dastuurka.
Xubnaha GMDHD ayaa Guddiga lasocodka Dasuurka ee BJFS ka dhageeystay talooyinka, tilmaansiinta iyo fikradaha ku aaddan cutub yada koowaad illaa afaraad ee dastuurka KMG ah si guddiga uu ugu soo lifaaqo, isla-marka ana loogu gudbiyo labada Golle ee Baarlama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si ay uga gutaan waajibaadkooda Dastuuriga ah.
W/Kalluumeysiga & Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo kulan la yeeshay Ganacsatada Somaliya ee dhoofisa kalluunka
Wasiirka wasaaradda Kalluumey siga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya md. Axmed Xassan Aadan ay aa kulan mihiim ah la yee shay qaar ka mid ah gan acsaada dhoofisa Kall uunka.
Wasiirka ayaa ganacsatada kala hadlay sidii loo Horumarin lahaa nidaa mka suuq ga ynta kalluunka Soomaa liya, Caqabadaha hay sta ganacsatada iyo sidii loo dabooli lahaa baa hiyaha ganacsatada iyo Kalluumeysatada Soo maliyeed. Wasiir Axmed ayaa sheegay in was aaradda dhiirigelineyso barmaa mijyada bulsh ada ee wax soo saarka kalluumaysiga, isla markaana ay ganac satada ka taageera yaan sidii ay u heli lahaayeen sharciyada dhoo fin ta Kallu unka, iyo Suuqyo casri ah.
W/Caafimaadka XFS oo ka qe ybga laya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay helintaan Caafimaad dhamaystiran
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Dary eelka Bulshadda ee Xukuum adda Federa alka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybga laya shirka Cop28 ee isbedalka Cim ilada Adduunka oo maalintiisa saddexaad lagu lafa-guray caafima adka iyo isbedalka cimil ada,.
Ajandaha maalinta saddexaad ayaa waxaa ka soo qaybgalay madax badan oo ka socday wadamada caalam ka, Wasiirada Caafimaad adu unka, Agaasimaha guud ee hey’adda Caafi maad adduunka Dr. Tedros, Bill gate oo ah ma alqabeen taakuleeya Caafima adka, Jorn Kerry Ergayga gaarka ah ee cimilada ee Madaxwa hnaha maraykan ka, Wasiiro arrimo dibadeed oo ka socdey dalalka Caalamka, iyo madax ka kala socoto Hey’ado caalami ah ayaa ka mid ah madaxda ka qeybgak eysa Ajandaha Caafi maadka iyo isb adala cimilada
Shirka ayaa maalinta saddexaad diir adda la gu saarayaa saamaynta Isbadal ka Cimilada uu ku leeyahay caafima adka, iyada oo si qoto dheer looga hadl ayo saamaynta togan iyo mid da ta ban ee uu isbadalka cimiladu ku leeya hay Caafimaadka bulshada, iyo sida wax looga qaban karo aduunkuna isaga kaashan karo, iyo sidii lagu hirgalin la haa nidaaam Caafimaad oo haqab tiran adkaysi leh, kana jawaabi karo cudur dillaacyada iyo musiibooyinka ka dha sha is badalka cimilada.
Wasaaradda Caafimaadka iyo dary eelka bulshada Xukuumadda Fed eraalka Soomaal iya waxaa ka go’an islamarkaana diradda u saaran helint aan Caafimaad dhamaystiran iyo sidii bulshadeena Soomaaliyeed ula jaan qaadi la haayeen isbedelada cimilada iyadoo laga sii taxadarayo xanuunasa ka dhallan kara taasoo qeyb ka ah diyaarinta bulsho dhankasta ka diyaa rsan oo heysata Caafimaad tayeysan.
Laamaha amniga Muqdisho oo gac anta ku dhigay qarax lala damacs anaa
Laammaha Amaanka ayaa Shalay gacanta ku dhigay qarax lala damacsanaa goob ganacs iga oo ku taalla magaalada Muqdisho ee caasi mada dalka.
Ciidamada amma anka ayaa sidoo kal e gacanta ku dhigay ninkii waday qara xa asi, kadib markii lag a arkay Camer ada (CCTV), sida uu warbaahinta u sheegay afhay eenka maamulka gobo lka Banaadir.
"Waxaa jiray kooxo iyagu khal-khal galinaya dadka ganacsatada ah in aysan xiran kaamiro oyinka, wadeyna maalmihii ugu dambeeyay miinooyin ugu dhajiyaan goobaho oda ganacs iga, nasiib wanaag laamaha ammaanka waxay ku guuleysteen inay fashili yaan koox iyagu mii no ku dhajisay tukaan qof muwaadin Soom aal iyeed uu lahaa,” ayuu yiri Saalax Cumar Xasan (Saalax Dheere).
Sidoo kale waxa uu sheegay in laamaha ammaanka ay qabteen Mooto Bajaaj lagu wa day miinada dhajiska ah iyo weliba qofkii la soc day, islamarkaana lagu raadjoogo shaba kad iyadna fulineysa falalkaasi amni darrada ah ee lagu khal-khal galinayo goobaha ganacsiga.
"Ganacsatada Soomaaliyeed waxaa loogu baaqayaa in ay dardar-geliyaan howlaha ku aa dan hirgelinta kaamirooyinka, ujeedooyinka markii hore awaamiirta loo saaray waxay aheyd inay kaameriyoonkaas ka qeyb qaatan sugida amniga, taasi oo Shalayba suurta-galisay in raad-raaci mootadaasi iyo dadkii falka amni dar rada ka shaqeynayay lagu raad-raaco islamar kaana gacanta lagu soo dhigo.”
Tan iyo markii uu soo baxay amarka dhiga ya in ganacsatada xirtaan kaamirooyinka, ayaa waxaa kordhayay qaraxyada miinooyinka ee kooxaha argagixisada ku bartilmaameed sane yso goobaha ganacsi ee u hoggaansamay amarka dowladda.
Khamiista toddobaadkii tegay ayay aheyd markii uu suuqa Bakaaraha booqday taliyaha NISA, Mahad Salaad oo u kuur-gelay amma an ka iyo waxa ka dhaqan-galay amarkii kasoo ba xay hay’adda ee ku aadanaa in goobaha gana csiga lagu xiro kaamirooyinka CCTV.
Madaxweyne Xassan Sheekh "Inaan siyaa sada soo galo waxaa igu dhiira geliyay AUN C/qaadir yaxye”
Kulan ballaaran oo ay soo qabanq aabiy een "Beesha Nabadda” oo ah Hay’ad loogu magac daray ALLAHA u naxariistee C/qaadir Yaxye oo ahaa Agaasimihii CRD & shaqsi u olo leyn jiray nabadda Soomaaliya oo 2005-tii lagu dilay Muqdisho ayaa lagu qabtay Habeen hore Magaalada Rotterdam ee dalka Netherlands.
Cali yaxye oo ay walaalo yihiin C/qaadir ayaa dhowr sanno ka hor isaga oo kaashanaya qaar ka mid ah hormu udka jaaliyadaha Soomaalida Holland wuxuu hirgeliyay Hay’adda (Yahye peace foundaion); hay’adaas oo iska xilsaartay in ay qarashaadka waxbarashada ka bixiso caruur danyar ah oo aysan waalidiintoodu awoodin in ay ka bixiyaan qarashaadkaas, lagana soo kala xulay Gobol ada Soomaaliya & caasimada.
Kulankan Habeen hore ayaa ujeeddadiisu aheyd in xubnaha "Beesha Nabadda” ay la wad aagaan waxqabadka & howlaha hay’adu ka wado gobolo ka tirsan dalka & caasimada horm uudka Jaaliyadda.
Aasaasaha Hay’adda Cali yaxye, Xuseen Khad hiib, Liibaan Honest, Zahra Ilkacas, Hodan Cumar Dhuule, & xubno kale oo laf-dha bar u ah waxqabadka & dedaalada ay Hay’ adda Nabadda C/qaadir Yaxye ayaa khudbado ka jeediyay kulanka.
Sidoo kale, dadkii ka soo qeybgalay ayaa da awaday muuqaal laga soo duubay shaqsiyaad ay ka mid yihiin Madaxweyne Xassan Sheekh oo ay marxuumka ka soo wada shaqeeyeen hay’adii CRD, wuxuuna sheegay MD Xassan in C/qaadir uu ahaa shaqsigii ka dambeeyay in Xassan Sheekh uu siyaasada soo galo, isaga oo ku tilmaamay tiir muhiim ahaa oo Soomaa liya ka baxay.
Jabriil Cabdulle oo dhowaan loo magacaa bay safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, isla markaana ahaa shaqsigii la wareegay hoga anka hay’adda CRD geeridii C/qaadir kaddib ay aa khudbad ay qiiro ka muuqatay jeediyay, isa ga oo ku tilmaamay C/qaadir inuu u ahaa waal id & walaal.
Gabagabadii kulanka xubnihii hay’adda "Ya hye peace foundation” & dhammaan dadkii ka soo qeybgalay waxeey isku afgarteen in hal kaasi laga sii ambaqaado "Legacy” uu ka tegay C/qaadir.
"Mustaqbalka dhow waxaan rajey nayaan in Soomaaliya laga hirgeliyo machad loo gaar yeelatay waxqabadkii & hadafkii uu u taagnaa C/qaadir yaxye” Ayuu yiri aasaasaha hay’adda nabadda C/qaadir Yaxye.
Maxkamadda darajada 1aad ee CQS oo go’aan ka gaartay wiil la isku heystay maalmahan
Cumar Cali Axmed oo dhawaan sheekad iisu qabsatay baraha bulshadu ku xariirto ka dib markii ay isku qabsadeen laba reer ayaa Shalay Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ay go’aan ka gaartay kiiskiisa. Cumar ayaa ka mid ahaa dhallinyaro ku dhaawacantay qarax ka dhacay xerada Na cnaca xilli loo qorayay ku biirista Ciidanka
Qaranka. Is qabqabsi kadib,
baaris ay sameeyeen CID-da iyo Maxkamadda Ciimada qalabka sida ayaa wiilkaan si rasmi ah ugu wareejisay reerka wiilkaan oo la cad eeyay inay dhaleen Reer Cali Axmed.
Maxkamadda Ciidamada ayaa caddeysay in Wiilk
aan dhibanaha u ah Qarax Khawaarijtu u geys atay isaga iyo saaxiibadiis sannadkii 2022 uu yahay Cumar Cali Axmed sidaas ayaana loogu wareejiyey reerkiisa.
Go’aanka Maxkamadda ayaa yimid kadib in kabadan 3 Todobaad oo la sugayay natiijada Baaristii Dheecaanka hidda raaca (DNA).
SoDMA oo la wareegtay 2 doonyood
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa Shalay 2- Doonyood waxa ay kala war eegtay Hey’adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS Bankiga.
Guddoomiye ku xigeenka Hey’adda SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa munaasabad ko oban oo ka dhacday xarunta howlgalada gurmadka deg-degga ah ee NEOC waxa uu hey’adda Zam zam kala ware egay Doon nuuca dheereysa ah taas oo uga qaybqadanayan gurmadka soc da ee lagu badbaadinayo shacabka Soomaa liyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Ni ño iyo fatahaadaha Wabbiyada.
Dhinaca kale Agaasimaha waaxda Cafimaadka Hey’adda SoDMA Dr Cabd ullaahi Muuse Axmed ayaa isna waxa uu Doon nuuca la buufiya ah kala wareegay Bankiga IBS.
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa u mahadcelisay Hey’adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS, waxaana hey’adda ka go’an in doonyaha an si dhaqsi leh ay u gaarsiiso magaaloyinka xaaladaha adag ay ka jiraan.
Qaadista cuno qabataynta hubka waxay fursad u tahay dib u xoraynta dalka
Faa’iidooyinka xasilinta Amni ee ay u leed ahay cuno qabataynta Sooma aliy a laga qaaday.
Wasaaradda Warfaafinta ayaa Habeen hore Muqdisho ku qabatay Barnaamujka doodfuran oo ay marti ku aha ayeen la taliyaha Amniga Qaranka,wasiir dowl aha wasaaradda Amniga iyo wasiir kuxigeenka wasaarda warfaafinta iyo Dhaqanka ayaa looga hadlay muhiima da ay waqti xaadirkan u leedahay in hubka laga qaado Dowladda Soom aaliya.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafi nta Mudane Alcadaala ayaa sheegay in ciid anka qaranka ay u tahay niyad dhis himilo iyo guul weyn oo ciidankeena dalka kaga xoreyn doo naan khawaarijta,iyadoo Wasiir Cadaa la xu say in Dowladda Soomaa liya buuxisay dha mmaan Shuruudihii looga baahanaa.
Sidoo kale la taliyaha Amniga qaran mud ane xuseen Macalin ayaa sheegay in ay Soom aaliya soo martay in hubka laga qaado marxa lado badan laga soo bilaabo 1991 ilaa sanna dkan oo si buuxda loo qaaday.
Wasiir dowlaha wasaarda Amniga Md. Xag aa ayaa sheegay in dowalada Soomaliyeed ay masuuliyad weyn qaad ay aduunyaduna inagu aamintay.
DFS oo shaacisay khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Warsaxafadeed kasoo saartay khasaaraha ka dhashay howlgal ciidam ada dowladda iyo ku wa dadka deega anka oo garab ka helaya saax iibada Caalamiga ah ay ka fuliyeen Tuulada Helo Bacaad ee gobolka Hiiraan.
Warsaxafadeedka ayaa la gu sheegay in lagu dilay in ka badan 60 ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku sugnaa Tuulada Helo Bacaad oo qiyaas ahaan 8 KM dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.
"Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday horjoo gayaal iyo maleeshiyaad Khawa arij ah oo isku aruursanayey Tuuladaan isla markaana isku di yaarinayay inay u gudbaan qeybo ka mid ah ba rtamaha Soomaaliya. Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa sidoo kale burburi yay Saanado Ciidan iyo Gaari Dameero ay ku wadeen Hub iyo waxya abaha Qar xa" ayaa lagu yiri Warsa xafa deedka.
Waxaa sidoo kale lasoo warinayaa in ciid amada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay wali baacsi kusii hayaan xubnahii Al-shab aab ee ka badnaaday howlgalka.
Faahfaahin : Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay dhallinyaro qoranay say ciidanka Gorgor
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dha awa cmay, kadib markii qof iskusoo xiray waxyaabo qarxa uu isku qarxiyay afafka hore ee xerada TurkSom.
Qaraxaan ismiidaaminta ahaa ayaa lala beegsaday koox dhal linyaro ah oo safaf dheer ugu jirt ay inay qortaan oo ay ku biiraan ciidamada xoogga dalka ee Gor gor. Warar horudhaca oo aan helayno waxay sheegayaan, in dadka qaraxa ku dhaamacmay ay u badan yihiin dhalin yaradii qoranaysay inay ku biiraan ciidamada Gorgor.
Weli lama xaqiijin wax dhimasho ah.
Qofka qaraxu ku xirnaa uu doona yay inuu dhex galo dhalinyarada, ayay ciidamada amaa nku ka shakiye en, deetana inta aanu soo gaar in dhali nyarada safka ku jirtay uu is qarxiyay.
Alshabaab oo sheegtay masuuli yadda falka an, ayaa shaaciyay inay ku dileen 32 askari oo katirsan ciidanka dowladda.
Qaraxaan ayaa yimid, iyadoo mud dooyinkii ugu dambeeyay amniga magaalada Muqdisho uu soo hagaag ayay, iyadoo ay hoos u dhaceen falalkii qaraxyada ahaa.
Howlgal nuuciisa aan hore loo arag oo lagu soo qabtay Sarkaal Alshabaab ka tirsan
Howlgal qaas ah oo ay fuliyeen Ciidamo ka tirsan Macawisleyda Bariga Galgaduud ayaa la gu soo qabtay sarkaal ka tirsan kooxda Al-shabaab.
Howlgalkaan oo nuuc iisa aaney taariikhda wali dhicin marka loo eego Macawisleyda ayaa waxaa fuliyay 8 nin oo isu gu jirey Macawisley iyo Milatari.
Howlgalka waxaa hogaaminaayay Axmed Maamuud Cali (Kaba-geed) iyo Shirre Muxudiin Caraaye kuwaasoo sharaxaad ka bixiyeen sida ay ku soo qabteen Sarkaalka Alshabaab oo ma gaciisa lagu soo koobay Garbo obshe.
Axmed Kaba-geed ayaa sheegay inay ku baxeen 8 rag ah ayna lugee yeen 30KM ka dibna ay gaari shacab raaceen ayna si qarso odi ah ku galeen magaalada Ceel-dheer.
Kaba-geed wuxuu tilmaamay inay bartanka Ceel-dheer iyo Ciidamada Alshabaab ay kala soo dhex baxeen hor-joogaha ay soo qabteen.
"Markaan galnay Ceel-dheer taarga dkeena ninkii ahaa ayaan gacanta ku soo dhignay kadibna waan soo kaxey sanay’,waxaana ku guuleyaanay ina goo nabad qabna inaan Horjoogaha Alshabaab gacanta ka saarno Dowlada Soomaaliya”ayuu yiri Axmed kaba-geed.
Sidoo kale waxaa isn’a hadlay Shire Muxu diin Mocow wuxuuna sheegay inay ku soo guu leysteen howlgalkii ahintaas KM dhul mareen.
"Hor-joogaha aaan soo qabanay waa ninkii shacabka Ceel-dheer ku amray inay sedex bari uga baxaan Magaalada maalintii ka 3 ahayd markii dhawaan Alshabaab laga saari jirey Ce el-dheer”ayuu yiri Shirre
Tan iyo markii uu bilowday Dagaalada u dhe xeeya Dowlada iyo Alshabaab waa howlgalkii ugu horee yay nuuciisa, waana howlgalada kaliya ay fulin karaan Ciidan diyaarad meel u gu diyaarsan tahay si ay ugu baxaa daan markey merion-ka fuliyaan sida ay sameeyaan Dowladaha waa weyn
Ku dhawaad 200 oo Tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay Xeebta Calis
Boqol iyo sagaashan muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebta Calais ee waqoo yiga Faransiiska tan iyo habeenkii jimcaha xili ay isku dayayeen inay ka gudbaan kanaalka Egland iyagoo saaran doonyo si ay u gaaraan Britain, sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta ma xalliga ah ee Farans iiska, inkastoo aanay sheegin halka ay ka yima adeen muhaajiriint aasi.
Kanaalkan waa mid ka mid ah mar innada maraakiibta ee ugu mashquulka badan dunida, qulqulka biyahuna aad ayay u xoog badan yihiin. Tahriibinta bini’aadamka ayaa caadi ahaan buux dhaafiya doomaha, iyaga oo si dhib yar u sabbaynaya badda dusheeda, illaa hirarku ku dhuftaan oo ay qalibmaan marka ay doonayaan in ay gaaraan xeebaha Ingiriiska.
Guddoomiye Nuur Dheere "Baahi qof haysa waa arkay laakiin weligay ma arkin baahi cows ku geynaysa"
Waxaa aad looga soo deyrinaya xaalada nololeed ee dadka ka barak acay fatahaada uu dhawaan ka same eyay wabiga Shabeelle de gmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Gud doomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge Nuur Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in boqolaal qoys oo ka baraka cay fata ahada wabiga Shab eelle in ey haatan wajahaya an cunto la'aan daran, islama rkaana ay qaark ood bil aabeen iney baahi darteed cunaan Cowska. "Baahi qof haysa waa arkay laakiin weligay ma arkin baahi cows ku geyn aysa, marka ka hor ma arkin, waxaa maqli jiray dadka tahriiba kaa didooda ayay cabaan, tahriib waa nolol raadi iyo kibir adoo biyo nadiifa helaya, waa wax aad dooratee laakiin qof gurigeeda joogta oo wax ay ku cuntay weysay oo cows naf ka raadisay xaaladda gobolka sidaas ayay maree” ayuu yiri guddoo miye Nuur Dheere.
Guddoomiye Nuur Dheere ayaa ugu baa qay hay'addaha gargaarka iyo beesha Caalam ka iney gurmad deg deg ah lasoo gaaraan dad ka ku dhiba ateysan degmada Jalalaqsi iyo dee ga anada hoos yimaada.
Si kastaba ha ahaatee magaalooyin ka Bal edweyne, Buulaburte iyo Jalal aqsi oo dhama antood ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa haatan ka jira xaalado bani'aadanimo nooca ugu daran oo ka dhashay fataahada wabiga Shabeelle oo si weyn u saameysay sadaxaas ma gaalo iyo deegaano kale oo hoos taga
Dad ka badan 700 oo lagu xasuuqay Gaza 24kii saac ee la soo dhaafay
Ciidamada Yuhuuda ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay ku dilay duqeymaha ay ka wadaan magaalada Gaza dad ka badan 700 oo qof hal ka in ka badan 100 qofna ay ku dhaawac een.
Dagaalyahanada Falastiiniyiinta ayaa shee gay in ciidamada Yuhuuda ay xoojiyeen duqey maha ka dib markii ay hal goob kaga dileen 60 askari kuwaasoo ay ku qarxiyeen miinooyin lo ogu diyaariyey goob ay tage en. Wasaaradda caafimaad ka ee Gaza ayaa sheegtay in 15,523 qof ay ku dhinteen Marinka Gaza tan iyo markii uu billowday dagaalka ay kula jiraan Israa’iil 7dii Oktoobar.
70% Falastiiniyiinta lagu dilay dagaalka waa haween iyo carruur sida uu sheegay afhayee nka Wasaaradda Ashraf al-Qudra, isagoo intaa ku daray in 41,316 qof ay ku dhaawacmeen.
"Shalay oo kaliya 316 ayaa dhintay 664 dha awac ahna waxa laga soo saaray burburka wa xaana la geeyey isbitaallada, laakiin qaar kale oo badan ayaa weli ku hoos jira burburka,” ayuu yiri al-Qudra.
Ra’iisul Wasaaraha Qatar ayaa dalbaday in baaritaan lagu sameeyo dambiyada Israa’iil
Qatar waxay dalbanaysaa "baarita an caala mi ah oo degdeg ah, dhama ystiran oo dhexdh exaad ah” oo lagu sameeyo waxa ra’iisul wasaaraheeda ku tilmaamay dambiyada Israel ee Gaza.Sheikh Mohammed bin Abdulrah man bin Jassim Al Thani ayaa sidoo kale sheegay in Qatar ay sii wadi doo nto dadaalkeeda ku aad an fududeynta heshiis kale iyo in xabad joojin joogto ah la gaaro.
Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Ha mad Al Thani, ayaa marar badan beesha caal amka ugu baaqay in Israel laga xakameeyo dagaalka Gaza. Waxa uu sidoo kale ka digay in colaadaasi ay tahay mid gobolka halis ku ah.
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa isna shee gay in Israa’iil ay waddo dadaal si ay u yareyso dhimashada rayidka ee Gaza iyadoo uu sii kordhayo walaaca caalamiga ah ee laga qabo tirada dhimashada sare u kacday ee dagaalka dib u bilowday ee Xamaas.
"Waxaan aaminsanahay inay aqbaleen fari imahayaga ku aadan in la yareeyo khasaaraha rayidka,” ayuu yiri afhayeenka Golaha Amniga Qaranka ee Maraykanka John Kirby.
Goobo ganacsi oo kuyaalla Muqdi sho oo Shalay la qarxiyay iyo khas aarooyin ka dhashay
Kooxda Al Shabaab ayaa kordhisay beegsi ga iyo cabsi gelinta xarumaha ganacsi ee kuy aalla M/Muqdisho, kuw aa oo fuliyay amm arka dowladda ee ahaa in ay xirtaan kaamirooyinka CCTV. Xaru mo ganacsi oo kuyaalla laamiga 30-ka gaar ahaan agagaarka labo dhagax ayaa Shalay Al Shabaab miinooyin ku qarxiyeen, waxaana qa raxyadan ka dhashay khasaaro maaliyadeed oo soo gaaray goobaha la qarxiyay.
Sida aan wararka ku helnay xubno katirsan Al Shabaab ayaa qaraxyo miino ay baco ku wadeen gudaha u galiyay goobaha ay qarxiye en, waxa ayna wararka qaar sheegayaan in rag socda handadayaan ganacsatada ammarka dowladda fuliyay.
Qarax kale oo miino ayaa sidoo kale Shalay ka dhacay suuqa Bakaaraha , gaar ahaan ha lka loo yaqaan Cirtoogte, qaraxan ayaa isa lagu weeraray goob gaacsi oo kaamiro lagu xiray, waxaana wararku sheegayaan in qaraxaasi la bo dumaR ah ku dhaawacmeen.
DFS ayaa goobaha ganacsi ee kuyaalla Mu qdisho ku amartay in ay xirtaan kaamirOoyinka CCTV, kooxda Al Shabaab ayaa dhankeeda iyana ganacsatada ku amartay in ay kaamiro xiran , iyagoona hanjabaad adag u jeediyay ciddii xirataa CCTV.
Weerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska & Khasaaro ka dhashay
Hal nin ayaa dhintay labo kalena way dhaaw acmeen kaddib markii weerar loo adeegsaday toorey iyo dubbe uu ka dha cay meel aan ka fogeyn birta dheer ee bartamaha maga alada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska.
Wasiirka arrimaha gudaha ee Faransiiska Gérald Darmanin ayaa sheegay in qofka wee rarka geystay uu bartilmaameed saday dad dalxiisayaal ah oo ku sugnaa agagaarka Quai de Grenelle, kaasoo ku dhow daarta Eiffel.
Wasiirku waxa uu intaasi ku daray in la xiray nin 26-jir u dhashay dalka Faransiiska oo xog tiisana ay hayeen hay’addaha ammaanka.
Eedeysanaha ayaa u dhawaaday lamaane dalxiisayaal ah, waxa uuna si xun u tooriyeeyay muwaadin Jarmal ah, ayuu yiri wasiirku. Ninkan ayaa kaddib waxaa daba galay booliiska, laa kiin laba qof oo kale ayuu ku weeraray dubbe ka hor inta aan la qaban.
Dadka dhaawacmay waxaa la tacaalaya kooxaha gurmadka degdega ah oo adeeg caafi maad siinaya
HUB NUUCEE AH AYAY SOOMAAL IYA U BAAHAN TAHAY, HALKEESE KA HELI KARTAA?
Hub Kowdii Diseembar, 2023 waxay Soomaaliya u ahayd maalin taariikhi ah ka dib markii laga qaaday cunaqabat ayntii saarnayd 31 sano.Golaha Ammaanka ee Qaramada mid oobay ayaa ka yeeshay kulan ay si aqla biyad ah ugu codeeyeen in meesha laga saaro xayiraad dii hubka ee saarnayd Soo maaliya tan iyo sanadkii 1992-dii.
Go'aanka cunaqabateynta ee sanadkii 199 dii ayaa Goluhu ku salee yay xilligaas si looga hortago qulqulka hubka ee dalka oo waqtigaas dagaallo soke eye ka jireen, kuwaas oo ka dhashay markii meesha laga saaray dowl adii uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre.
Dadaallo is daba joog ah oo ka soo billowday sanadkii 2012-kii ayey Soomaaliya ku gaysay masraxyda caalamka sidii dalka looga qaadi lah aa cunaqabtayntan iyagoo ku andacoonayay inuu dalku u bahan yahay inuu helo hub uu ku qalabeeyo ciidamadiisa si ay uga adkaadaan koox da Al-Shabaab oo muddo 15 sano ka badan dagaal kala horjeedda dow ladda iyo ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cisman ‘Baalle’ ayaa sheegay in qaadista cunaqabateynta hubka ay awood u siinayso Soomaaliya ka hortagga khataraha dhanka ammaanka sidoo kalana u oggolaanayso xoojinta tayada ciidamada amniga Soomaaliya.
HubSoomaaliya hub noocee ayey u baahan tahay hadda?
Cuna qabataynta hubku waxay caqa bad ku ahayd horumarka milatari ee dawladda Soomaaliya gaar ahaanna inay ka adkaato kooxda Al-shabaab oo ay dagaal kula jirto, sida ay qabaan dad badan oo ka faalooda amniga Soom aaliya.
"Ciidanka xoogga dalka Soom aal iya ayaa ga cmaha ka xir naa,”ayuu BBC u sheegay dhaw aan Xuseen Macallin oo ah la taliy aha amniga qaranka Soom aaliya.
Waxa kale oo uu sheegay in Soomaaliya ay qabto baahi milatari oo guud iyo mid gaar ah. Tan guud waa inay awood ahaan dhisanto kuna fiilna ato amniga dalkeeda, balse baahi degdeg ah ayaa jirta sida ay daw ladda Sooma aliya qabto.
Janaraal Cabdullaahi Cali Caanood oo darajada sareeye guuto ka gaaray ciidamada Soomaaliya sidoo kalena soo maray abaanduulaha ciidamada dhulka, ayaa isaga oo khibradiisa kaa shaanaya BBC da la wadaagay nuuca hubka casriga ah ee Soomaaliya u baahan tahay iyo sidoo kale kuwa ay horay u haysan jirtay laakiin ka baxay gacanta dawladda.
Dhanka cirka
Dunida waxaa waayahaan dambe caan ka noqday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kuwaas oo kaalin aan la dafiri karin ka qaata furimaha dagaalka. Soomaaliya hadda waxaa ka caawiya isticmaalkooda wadamo uu kamid yahay Maraykanka, balse waxa uu sheegay Janaraalku in ay u baahan tahay Soomaaliya.
Dawladda dariska ah ee Itoobiya ayaa la soo wariyay inay isticmaashay diyaaradahaas intii uu socday dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray.
Inkasta oo ay meesha ka saareen diyaaradaha aan duuliyaha lahay n, weli waxaa loo baahan yahay diyaaradaha guuxooda ka dheere eya ee loo yaqaano miigga, kuwaas oo ay kamid ah hubkii cirka ee Soom aaliya. Dabcan haatan waa la sii casriyeeyay sanadahaan dambe.
Dhulka
Sida uu qabo Janaraal Caanood, Soomaaliya hadda uma baahno hubka culus ee dhulka si ay uga adkaato Al-shabaab, taas baddal keedana kaliya waxay u baahan yihiin ciidanku hubka "fudud oo xoogaa ka casrisan kan ay Al-shabaab ku dagaalamayaan” iyo gawarida gaasha aman ee daabula ciidanka.
Baabuurta qafilan ayaa ah kuwa kaalin xoogan ka agystay furimaha, maadaama ay adag tahay in rasaasta qaar ee ay isticmaalaan ururka al Shabaab ee laga dagalaama ciidanka dawladda ay ka gudubtay, sida uu sheegay Janaraalku.
Sidoo kale wuxuu sheegay in baahi gooni ah ay ka jirto dhanka saha nka. Diyaaradaha masaafada kooban duula ee ay adeegsadaan ciidam ada dhulka si ay sahan ugu sameeyaan goobaha cadowga ayuu sheegay in loo baahan yahay.
Balse waxaa dad kale qabaan in taangiyada oo ah hub wali muhiim ka dhex ah furimaha ay u baahan tahay Soomaaliya.
Inta badan ciidamada wadamada Afrika ka socda ee caawiya Soo maaliya ayaa ah kuw kaliya ee Soomaaliya gudaheeda lagu arkay. Balse dawladdii Soomaaliya ayaa haysatay tiro badan oo taangiyadaas ah.
"Waxaan heli doonnaa taangiyo, diyaarado dagaal iyo maraakiibta dagaalka” aytuu yiri Janaraal caanood mar uu ka hadlayey yoolka duru gsan ee horumarinta ciidanka Soomaaliya.
Inta badan hubka ay u baahan tahay Soomaaliya ayuu sheegay in la gu miisaamo, waxyaalaha aysan heli karin cadowga ay la dagalaayaan.
hub
Xagay ka heli kartaa hubkan Soomaaliya
"Dawladda Soomaaliya waxay leedahay saaxiibo kala duwan oo hub ku caawin lahaa, haddii aysan saarnayn cu na qabataynta hub ka, ama daynbaa lagu si in doonaa ama mucaamalaa lagusiin doo naa,” ayuu yiri janaraal caan ood mar uu ka hadlayey halka ay dawladda Soomaaliya ka heli karto hubka.
Soomaaliya ayaa horay waxa ay hubka uga heli jirtay wadamo uu ka mid yaay Ruushka. Hubkaas oo caanka ahaa gudaha milatariga Soo maaliya ayuu qabaa Caanood in dunida haatan uu yaalo hubka kale oo casri ah loona baahan doono in lagu tababaro ciidanka.
Soomaaliya ayaa haatan taakulada hub ee ugu badan ka hesha wad amo ay kamid yihiin Turkiga, Imaaraatka iyo Maraykanka, balse haatan waxay awoodaa inay soo iibsato hub iyada u gooni ah.
Askari
Sidee loo kaydinayaa hubka?
Janaral caanood wuxuu sheegay in qala bka ciidanku uusan u baahna yn meel lagu xareeyo marka hawl gal ka lagu jiro, "xilliyada tababarka oo ka liya ayuu hubku xeryaha yallaa” ayuu yiri.
Soomaaliya ayaa lahaan jirtay xer yo caan ahaa oo lagu kaydin jiray hubka ciidanka, laakiin janaraalka ayaa shee gay in waqtiyada dagaalka sida kan ay haatan ku jirto Soomaaliya.
Janaraalka ayaa sheegay in muddo hal sano ah oo uu socday dag aalkii Soomaaliya iyo Itoobiya ee toddobatan iyo toddobadii aanu hubku u baahan meelo lagu kaydiyo maadaama si joogto ah loo isticmaalayey.
"tangiyada iyo wixii roobku dhibayo jiingado ayaa loo samaynayaa ciidankuna teendhooyin ayuu u baahan yahay ee dabaqyo uma baahna” ayuu yiri Caanood. .XIGASHO:-BBC
Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Xagar-dheer
Koox ka tirsan Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay Shalay weerar culus ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiiXagar-dheer.
Weerarkaani waxaa uu gaystay kha saare labada dhinac soo kala gaar ay,mana jirto warar madax banaan oo laga helaayo dhibaatada inta ay la egtahay.
War laga helay dhanka Alshabaab ayay ku sheegteen inay guulo ka gaare en weerarkooda.
"Way ka carareen goobta ciidamada Kenyaanku, waan burburinay islamarka ana dab ayaan qabadsiinay Saldhiga” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Alshbaaab.
Ma jirto wax war ah oo ka soo ba xay dhanka Kenya inta aan ka warhe ymo oo ay kaga hadleen weerarka ka dhacay Xagar-dheer oo ku yaal Gobol ka Waqooyi Bari Kenya
MAXAA SABABAY OLOLAHA KA DHANKA AH BIDEN EE AY WADAAN MUSLIMIINTA IYO SOOMAALIDA MAREYKANKA?
ololaha ka dhanka ah Madaxw eyne Baden Qoraalka sawirka, Joe Biden. Hoggaamiye yaasha Muslimiinta Maraykanka oo ka kala so cda lix gobol ayaa wacad ku maray inay aba abuli doonaan bulshooyinka Isla amka si ay uga soo horjeensad aan dib u doora shada madax weynaha Mareykanka Joe Biden.
Waxaa ay sheegeen in go'aank an ay qaateen kadib markii ay arkeen in Joe Biden uu taageero u fidinayo dagaalka Israa’iil kadib dagaalka ay ku qaadday Marinka Qasa .
Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Maraykan ka sidoo kale ma aysan shaacin musharrax ay codkooda siin doonaan doora shada soo socota ee dalkaasi ee 2024-ka.
Gobollada ugu xooggan ee bulshda Muslim iinta ay ka wadaan abaabulka ka dhanka ah Madaxweyne Biden waxaa ka mid ah kuwii u horseeday inuu ku guuleeysto doorashadiisii hore.
Mucaaradnimada ka imaanaysa bulshooyin kooda Muslimka ah iyo kuwa Carabta Marayk anka ah ayaa caqabad ku noqon kara waddada dib u doorashada madaxweynaha Mareykan ka doorashada sanadka soo socda.
Jaylaani Xuseen oo ah Guddoomiya ha Gola ha Xiriirka Maraykanka iyo Islaa mka ee Minnesota (CAIR), ayaa ku sheegay shir jaraa 'id oo uu ku qabtay Michigan, mar wax laga weydiiyay go'a anka ay ka qaateen ayuu ku she egay inay "haystan qorshayaal badan oo miis ka u saaran si uusan dib ugu guule eysan Joe Biden.
"Ma taageereyno Madaxweynihii hore Dona ld Trump," ayuu yiri, isaga oo intaa ku daray in bulshada Muslimiinta ay go'aan ka gaari doonaan musharraxa ay dhisi dooonaan doora shada soo socota .
Ololaha loogu magacdaray #Abandon Bid en- ama katag Baden) ayaa billowday markii Muslimiinta Ma reykanka ee Minnesota ay dalbadeen Mad axweyne Biden inuu ku baaqo xabbad-joojin, balse ololaha ayaa ku fiday gobo llada Michigan, Arizona, Wisconsin, Pennsylv ania iyo Florida.
Dad ku baaqay in la joojiyo dagaalka Israa'iil ay ka wado qasa
Qoraalka sawirka, Dad ku baaqay in la joo jiyo dagaalka Israa'iil ay ka waddo Qasa
Dowladda Maraykanka ayaa diidday in Israa ’iil ay cadaadis ku saarto in ay joojiso dagaalka ay ka waddo Marinka Qa sa, iyadoo Madaxwyne Biden iyo ku xigeenkiisa Kamala Harris ay ku celceliyeen in Israa’iil ay xaq u leed ahay inay is difaacdo.
Mar wax laga waydiiyya xafiska Biden ololah ka dhanka ah dib u doora shadiisa ee bulshada Muslimiinta ah ay bilaabeen kama uusan jawaabin .
Muslimiinta Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in aysan fileyn in Trump uu si wanaa gsan ula dhaqmi doono bulshadooda haddii dib loo doorto balse ay u arkaan diidmada Biden mid siinaysa awood muuqata oo kaalin ay kaga qaadan karaan siyaasadda Mareykanka.
Ra'yi ururin dhowaan la sameeyay ayaa muujisay taageerada Biden ee Muslimiinta iyo Carabta Ameerikaanka 17% marka la fiiriyo doorashadii hore ee uu ku guuleystay .
Waxaa jir gobollo si weyn loogu xisaabtamo codadka bulshada Muslimiinta ah waxaana ka mid ah Michigan oo doorashiidii hore dhibco fiic an Biden kaga guuleystay ,waxan halkasi jaali yadda Carabtu ka tahay 5% boqolkiiba codad ka laga filayo.
Gobolka Wisconsin waxaa daggan ku dhaw aad 25,000 codbixiyeyaal Muslimiin ah, waxa ana doorashadii hore uu Biden ku guuleystay ku dhawaad 20,000 oo cod sida uu sheegay dhakhtar matalaya bulshada Muslimiinta ah ee gobolka.
"Waan beddeli doonnaa codka aan markii hore siinnay Joe Biden” ayuu hadalkiisa sii raac iyay
Gobolka Arizona, oo uu Biden ka helay ku dhawaad 10,500 oo cod, waxaa ku jira in ka ba dan 25,000 oo codbixiyeyaal Muslimiin ah sida ay shaacisay Xarunta Siyaasadda Socdaal ka Mareykanka ee Jaamaca dda California San Diego.
Tan iyo markii uu biloowday dagaalka Israa’iil iyo Xamaas bulshada Muslimiinta ee ku sugan Mareykanka ayaa waday qorshah ay kaga soo horjeedaan dagaalka ka dhan ah israa’iil oo ay ku dhinteen dad ka badan 10 kun oo qof reer Falastiin ah XIGASHO:-BBC
Xuutiyiinta Yemen oo Badda cas ku weerar ay Maraakiib kale oo laga leeyahay Israel
Xuutiyiinta Yemen ayaa bartilmaa meedsa day labo markab oo Israel laga leeyahay oo marayay Badda Cas
Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen ayaa bee gsaday laba markab oo Isra el laga leeyahay iyagoo ku weeraray diy aarad aan duuliye lahayn iyo gantaalo, sida uu sheegay afhayeen u hadlay militariga kooxda.
Labada markab oo lagu kala magacaabo Unity Explorer iyo Number 9 ayaa la weeraray ka dib markii ay diideen digniino uga yimid ciid amada badda ee Xuutiyiinta, sida uu sheegay.
Pentagon-ka ayaa horay u sheegay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka ee ku sug an badda cas sidoo kale la beegsaday.
Weerarkan ayaa waxaa uu calaamad u yahay koror weyn oo ku yimid weeraro xiriir ah oo dhanka badda ah oo ka dhacay Bariga Dhexe kuwaasoo lala xiriirinayo dagaalka Israel iyo Xamaas.
Xuutiyiinta Yemen ayaa heysa markab laga leeyahay Israiil oo ay qabsadeen todobaadyo ka hor, iyagoo fulinaya hanjabaadoodii aheyd in ey beegsan doonaan maraakiibta Israel ee maraya badda Cas.
GANTAALO AY SOO RIDAY XISBULLAH OO KHASA ARE U GEYSTAY CIIDANKA ISRAEL
Ciidamada Israa’iilayaa sheegay in dhowr ka mid ah askartooda ay dhaa wacyo ka soo gaareen gantaallada lidka taangiy ada oo lagu soo riday baab uur ay wateen ciidama da oo mar ayey degaanka Beit Hillel ee Waqoo yiga Israa’iil. Israel waxay sheegtay in dhaa waca askarta ka sokow gaariga ay waxyeelo ka soo gaartay weerarka.
Ciidamada ayaa sheegay in ku jawaabeen dhowr gantaal oo ku dhacay gudaha dhulka Lubnaan. Xisbullah ayaa sheegtay inay beegsa tay dhowr goobood, oo ay ku jiraan Beeraha Sheba, si ay u "taagee raan shacabka Falastiini yiinta ee ku sugan Marinka Gaza oo dagaal kula jira ciidamada Israel.
Xisbullah oo taageero xoogan ka hesha iran ayaa ah Kooxda ugu awo odda badan dha maan kooxaha ka jira bariga dhexe ee ka horje eda Israel.
Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Philippines
Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa Shalay ka dhacay dhisme jaamacade ed oo ku yaala magaalada koonfurta dalkaasi ku taala ee Ma rawi Jaamacadda ayaa waxaa ka socd ay isu imaatin diimeed oo ay laha ayeen masiixiyiinta dalka asi, iyadoona ay qar axa ku dhinteen 4 qof, hal ka 50 ka lena ay ku dhaa wacmeen.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxu uu ka dha cay hoolka shirarka ee Jaa macadda Mindanao ee Magaalada Marawi, oo ay degan yihiin Mus limiyi inta ugu badan ee dalkaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa ay waxyeelada ugu badan ka soo gaartay dad u badan arday iyo macalimiin.
Taliyaha Ciidamada Gobolka, Gen eral Gab riel Viray III ayaa sheegay in dadka dhintay ay saddex ka mid ah haween yihiin.
Mamintal Adiong, Gudoomiyaha Gobolka Islaamiga ah ee Lanao del Sur ayaa sheegay in lix ka mid ah dhibaneyaasha ay xaaladoodu garaab tahay. Gobolkan waxaa xarun u ah Magaalada Marawi.
Taliyaha Ciidanka Militariga ee dalkaasi, Ge neral Romeo Brawner ayaa sheegay in weer arku uu noqon karo mid ay aargudasho ahaan u gay steen maleeshiyada Muslimiinta, kuwaa oo sida uu yiri dib u dhacyo dagaal oo xiriir ah la kulmay. "Waxaan eegaynaa xaglaha suurta galka ah, waxay noqon kartaa weerar aargoosi ah.” Ayuu yiri General Romeo Brawner.
Madaxweynaha Philippines, Bongb ong Marcos ayaa qaraxa ku eedeeyay argagixiso shisheeye, isagoona u tacsi yeeyay qoysaska iyo ehelada dhibane yaasha.
Magaaladan ayaa waxaa sanadkii 2017 ka dhacay dagaal muddo shan bilood ah socday, oo u dhaxeeyay Ciidamada Qaranka iyo xoogag xiriir la leh Ururka Daacish. Qaraxan ugu dambeeyay ayaa waxaa ka dhashay walaac dhanka am niga ah, taas oo keentay in heegan la geliyo ciidamada ammaanka ee dal ka asi, oo ay ku jirto Caasimadda Manila.


0 



HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 4-TA DICEMBAR 2023-KA
..