
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 2-DA DICEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khud bad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khud bad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa soo bandhigay saameynta xooggan ee ka soo gaartay dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed isbeddelka xooggan ee ku socda cimilada.
Madaxweynaha ayaa sheegay in daadadka ka dhashay duufaanta Elnino ay ku dhinteen in kabadan 120 qof oo Soomaaliyeed, halka ay ku barakeen in ka badan hal mal yan, kuwaas oo ay dowladdu la tacaalayso dhibaa tada soo gaartay, arrinkaas oo yareeyey khasaaraha la filayey.
"Soomaaliya waxay safka hore kaga jirtaa dala lka ay sida tooska ah u saameysa arrinta isbeddelka cimilada, waxaana tusaale u ah dadkeenna haatan la tacaalaya daadadka ka dhashay duufaanta El-nino waa kuwii kal hore ka soo gudbay abaartii ku habsatay dalka”.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed oo ku howllan xoreynta dal ka iyo in ay iska dulqaadaan argagixisada, haddana ay u nugul yihiin abaaraha, fatahaada iyo roobabka duufaanta wata, sidaas awgeedna ay go’an tahay in ay ka qeyb qaataan dadaal kasta oo xal loogu raadi nayo dhibaatada isbeddelka cimilada.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud oo dhali ilay hannaanka caala miga ah ee ka hortagga saame ynta cimilada iyo in dalalka Afrika aan si mug leh looga qeyb gelin qorshaha xallinta dhibaatadan ayaa ugu baaqay dalalka warshadleeyda ah in ay guutaan masuuliyadda ka saaran arrinkaas, si loo xaqiijiyo duni ku habboon nolasha.
Golaha Ammaanka QM oo cunaqab atayntii hubka ka qaaday Somalia + 5 faa’iido
Go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Mid oobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, kadib 31 sano oo dalkaan ay saareyd cunaqabateyntaas.
Go’aankaan waxaa uu muhimad weyn u leeyahay barnaamijyada Dowl adda Federaalka Soomaaliya ee sugi dda amniga, xasilinta iyo xoojinta dowladn imada curdanka ah.
Haddaba faa’iidooyin ka uu go’aankan la iman karo ayaa waxaa ka mid ah:
1- La-dagaalanka Arg agaxisada iyo Sugidda Ammaanka:
Soomaaliya waxa ay la daalaa dhacaysay caqabado badan oo dhanka ammaanka ah oo ay ka mid yihiin joogitaanka kooxaha xagjirka ah, sida Al-Shabaab ee ku xiran shabakadda argagixisada caal amiga ah ee Al Qaacida.
Dowladda Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in ay hesho hub iyo qalab casri ah, si ay si hufan ula dagaalanto khatarahaas oo ay u sugto ammaanka xudduudaheeda.
2- Difaaca Qaranka:
Qaadista cunaqabateynta hubka waxay dowladda Soomaaliya u sahl aysaa inay dhisto oo casriyeyso ciidamadeeda qalabka sida, taas oo sare u qaad aysa awoodda ay u leedahay inay difaacdo mada xbannaanida iyo midnim ada dhuleed ee dalka.
3- Dadaalka nabad ilaalinta iyo xasilinta:
Soomaaliya waxa ay diiradda saartay, hormuu dna ka ahayd dadaallo badan oo nabad ilaalin iyo xasilineed oo ay wadajir uga shaqeynayeen Mido wga Afrika iyo hay’adaha kale ee caal amiga ah.
Helitaanka hubka iyo qalabka ayaa muhiim u ah dowladda Soomaaliya si ay si hufan u gudato waajib aadkeeda sugidda amniga, isla markaana ay Ciidamada ATMIS ugala wareegto amniga guud ee dalka. 4- Dhaqangelinta sharciga iyo xakam eynta xuduudaha:
Dowladda Soomaaliya waxay u baahan tahay qaabkii ay ku qalabeyn lahayd hay’addeeda sharci fulinta iyo si ay xudduudaheeda uga ilaaliso ka ga nacsiga hubka sharci darrada ah, argagixisada, iyo khataraha kale ee caalamiga ah.
5.Dawlad-dhisidda iyo dawladnimada:
Xoojinta awoodda dawladda Soom aaliya ee ku aaddan sugidda amniga waxay lagama maarmaan u tahay dadaalka ay ugu jirto hirgelinta maamul xasi lloon, bixinta adeegyada bulshada, iyo horumarinta dhaqaalaha.
Ra’isul Wasaare Xamse oo codsi u diray culimada ku sugan Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre oo la kulm ay Culima da Soomaaliyeed ee magaalada Kismaayo, ayaa kala hadlay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin la dagaalla nka iyo fikirka lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo dowlad wanaagga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa culimada uga warbixiyay waxqabadka Xukuuma dda ee arrimaha la xiriira diinta iyo awqaafta sida ansixinta xeerarka Xajka, Sa kada iyo dhisitaanka Golaha Culima da Soom aaliyeed.
Waxa uu ka codsaday in ay door muuqda ka qaataan dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ee wajigiisa labaad uu dhawaan ka bilaaban doonno Jubaland iyo in bulshada ku dhaqan gobolka loo bidhaamiyo afkaarta gurracan argagixisada.
Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Mukhtaar Roobow, ayaa la isku dhaafsaday talooyin la xiriira dowlad-dhiska Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Taliyaha cusub ee ciidanka Badda Soomaaliya
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaa liya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Taliyaha cusub ee ciid anka Badda iyo difaaca xeebaha Soom aaliya Admiral Cabdi Warsame Cism aan.
Xilkaan taliyaha ciidanka Badda Soomaaliya ayaa mudo sanad ku siman waxaa haayay oo ku maga cawna Gaashaanle Sare Mubaarak Cabdiqani Muuse, kaasoo wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya xilkaan looga qaaday, la guna magacaabay taliyaha cusub Admiral Cabdi Warsame Cismaan.
Taliyaha cusub ee ciidanka Badda ayuu faray madaxweynaha Soomaaliya inuu si deg deg ah xilkaas ula wareego, islamarkaana uu guto waajiba adkiisa shaqo ee horyaala.
Taliyaha cusub ee ciidanka Badda Admiral Cabdi Warsame Cismaan ayaa la sheegay inuu yahay shaqsi mudo dheer kasoo dhex shaqeeyay qeybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.
Magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Badda Soomaaliya ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo markale xeebaha dalka ay dib uga soo cusboonaadeen kooxo Burcad badeed Soomaali ah.
Maamulka G/Banaadir oo War kasoo saaray Ammarka Kaamirooyinka loogu xiraayo Ganacsiyada
Dhawaan Hay’adaha Amniga dow ladda Soomaaliya waxaa ay Ganacs atada Muqdisho ku amreen inay Goo bahooda Ganacsi ku xiraan Kaamirooy inka wax duuba ee CCTV, si gaar ah Albaabka hore ee Banaanka si loo helo haddii ay wax ka dhacaan.
In kastoo uu amarkaasi ka dhaqan galay meelo badan oo kamid ah Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale jira Ganacsiyada qaar oo aan weli u hogga ans amin ammarkaas, kuwaas oo Goobahooda Ganacsi xiray.
Wararka aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Goobo ganacsi oo kuyaalla degmada Dhark eenleey ay u xiran yihiin sababo la xiriira in aysan u hoggaansamin Ammarkii hay’adaha Amniga ee ahaa in Goobaha Ganacs iga lagu xiro kaamirooyinka.
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan oo ka hadlay arrintaan ayaa sheegay inay ka qeyb qaadaneyso sugida amniga Muqdisho, isla markaana ujeedada laga leeyahay ay tahay in dabagal lagu sameeyo falkalka amni darro ee dhaca, isla markaana fulinta amarkaan uu culeys ka imaanaayo.
Dhowrkii habeen ee la soo dhaafay Al-Shabaab ayaa qarxiyay Goobo ganacsi oo kuyaalla Muqdisho, kuwaas oo u hoggaansamay ammarkii Hay’ad aha Amniga ee ahaa inay ganacsigo oda ku xiraan Kaamirooyinka
Xog: Shariif, Kheyre, Cosoble iyo CC Shakuur oo hal arrin iskula qaa tay kulankii Habeenhore
Xogo dheeraad ah ayaa kasoo baxa ya kulan xasaasi ah oo Habeenhore magaalada Muqdisho ku
yee sheen qaar ka mid ah xubnihii ugu miisaanka
cuslaa ee Golihii Midowgii Musharax iinta.
Kulanka oo ka dhacay hoyga ma daxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, Xil dhibaan Cabdira xmaan Cabdishakuur iyo Xildhib aan Cabdiqaadir Cosoble.
Sida ay Sheegtay in ay ogaatay Caasimada Onli ne, kulankaan ayaa waxaa looga arrinsaday wax ka beddelka dastuurka dalka, si gaar ah qoddobada taabanaya haykalka dowladda ee nidaamka baarl amaaniga ah, kaasi oo qorshihiisa ay wado dowlad da madaxweyne Xasan.
Sida ay illo wareedyo ku dhow-dhow kulankaan sheegtay in ay u sheegeen Caasimada Online, ayaa waxay isla qaateen in aysan wax tallaabo ah qaadi doonin inta ay la kulmayaan madaxweyne Xasan Sheekh.
Siyaasiyiintan oo sida aan xog ku helnay kulan ka dalbaday Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay shantii sano ee la soo dhaafay isbahaysi ku wada jireen, codkoodana siiyeen ayaa raba in marka hore Xasan ay fursad siiyaan, ka hor mowqifkood kama dambeysta ah.
Qodobka ay sida weyn u diidan yihiin mucaarad ka waa nidaamka ku dhisan madaxtooyada ee madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen, kaasi oo kooxda madaxweyne Xasan Sheekh ay doonayaan inay hir-geliyaan, loona arko isku day awood uu isugu koobayo Xasan Sheekh.
Maalmihii lasoo dhaafay, madax weyne Xasan Sheekh ayaa sii billaabay olole ku wajahan xildhibaa nnada laba da aqal ee baarlamanka, kuwaasi oo lagu qal-qaalinayo inay ansixiyaan qorshaha wax ka bedelka dastuurka.
Si kastaba, Lama oga sida ay lab ada dhinac ku heshiin karaan, laakiin Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wajihi doona mucaaraadkii ugu horreey ey ee saaxiibadiisii Dorraad kaga ima anaya.
Xigasho:-Caasimadda.net
W/Maaliyadda oo ka qeybga lay Shirka warbix inta Dhaqaalaha Soo maaliya ee Bangiga Adduunka
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Md.Biixi Imaan Cige ayaa Dorraad ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka ka as oo lagu soo Bandhigay Warbxinta xaaladaha Dhaqaalaha Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo hadal ka jee diyay shirkaan ayaa soo dhawe eyay warbixinta Bangiga Addu unka uu diiyaariyay xaaladaha Horumarinta dhaqaa laha Soomaaliya oo sheegtay in dhaqaalaha Sooma aliya horumar sameeyay sanadkaan 2023. Wasiirka ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka Soomaal iya horumar wayn ka samaysay hannaanka dib-u-ha beynta Maaliyadda iyo sharuudaha barnaamijka deyn cafinta. "Waxa aan Dorraad khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Warbixinta Dhaqaalaha Soom aal iya ee Bangiga Adduunka qeybtiisa 8-aad taasi oo aan diirada ku saarnay sida ay biyihu muhiim ugu yihiin nolo sha iyo horumarinta dhaqaalaha dalka. Inkastoo ay jiraan caqabado badan, haddana waxa aan horumar muuqada ka samaynay arrimaha dib-u-habeynta Maaliyadda". Ayuu yiri Wasiirka Maaliy adda Soomaaliya Biixi Imaan Cige.
Dhaqaalaha So omaaliya waxa uu sameeyay horumar, waana soo hagaa gayaa inkastoo ay jiraan caqabado gudaha ah iyo kuwo caalami ah. Wa xaa naga go'an inaan xoojino barnaamijkeena dib-u-habaynta hanna anka Maaliyadda" ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soom aaliya.
Warbxinta Sanadlaha ah ee Bangiga Adduun ka ee la socodka dhaqaalaha Soomaaliya ayaa lagu xusay in dhaqaalaha Soo maaliya uu horumar iyo korar dakhliga gudaha ah uu sameeyay sanadkaan inkastoo ay jiraan caqabado sameeyay homurka dhaqaaalaha taasi oo ay sababeen xaalaha isbedd elka cimilada, daadadka ka dhashay roobka iyo ayax oo dhibaato kale ku haya deegaanka. Warbxinta ayaa sidoo kale lagu xusay in Soomaaliya ay heer aad u wanaa gsan ka gaartay sharuudaha iyo xeer ka ku xiran barnaamijka Deyn Cafinta oo la filayo in lagu dhawaaqo bisha Dece mber ee sanadkaan 2023.
Wakiilla Bangiga ee Soomaaliya Kristina Svens son ayaa sidoo kale hadal ka jeedisay shirkaan iya doo sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay horumar ka samasay dhanka dakhliga gudaha iyo isbeddelka dib-u-habaynta nidaamka Maaliyadeed ee dalka.
Hay’adda Duulista Rayidka oo am mar cusub dul dhigtay shirkadaha ka hawgal garoonka Aadan Cadde
Bayaan ka soo baxay Hay’adda Duu lista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ay aa shirkadaha ka shaq eeyo la dul dhigay amar ku saabsan xilliga Rakaab ka diyaaradaha lagu soo xareenaya Garoonka Aad an Cadde oo ay Hay’ad du sheegtay in maalmihii la soo dhaafay ay dacwo ka timid.
Warka ka soo baxay Hay ’adda ay aa lagu yiri, "Hay’a dda Duulista Rayid ka Soom aaliyeed (HDRS) waxaa berya han kusoo laalaabtay cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay terminalka kaa soo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay Hay’ addu soo faragelisay ugu dam bayna loo qaaday maagalooyinkii ay u kala safrayeen.”
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaa liyeed (HD RS) ayaa soo saartay qodob ada hoos ku xusan:-
In aan rakaab lasoo xareey Karin waqti kabadan 3 saac kahor xiliga ay dayuudadoodu kici lahayd, sida ku cad warqadaga diyaarada lagu raaco (Boarding Pass).
In la ga bilaabi 01/12/2023 aanay rak aab soo xareey Karin shirkad aan hay san diyaaradi ay rakaabka ugu adeegi lahayd. Sidaas si lamid ahna aanan counter loo furi Karin shirkad aan ha ysan diyaarad ay ku qaado rakaab taaso ay u dhanyihiin dhamaan shuru ucdii looga baahnaa badqabk eeda iyo duulimaadkeeda.
Shikadii jebisa qodobada kor ku xusan waxaa lala tigsan doonaa sharciga waxayna wajahi doontaa ciq aab waafaqsan sharciga Duulista Rayidka Soom aaliyeed.
"Hay’adda Duulista Rayidka Sooma liyeed (HDRS) waxay shirkadaha diyaaradaha la garab taagantahay wixii tasiilaad ah ee u fududaynaya iany shaqadooda u gutaan si waafaqsan sharciga. Sido kale HDRS waxey mar walba u taagan tahay ilaalinta xuquu qda muwaadinka musaafirka ah,” ayaa lagu yiri bayaa nka ka soo baxay Hay’adda.
Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo loo qabtay shir arrin muhiim ah looga hadlayay
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiya dda XFS, Md. Jaamac Xasan Khaliif, ayaa Dorraad Shir Gudd oomiyey kulan wadatashi ah oo loo qabtay shirka daha isgaarsiinta dalka oo looga hadlay Tilmaamaha la xiriira isticmaalka hirarka.
Kulanka ayaa waxaa goobj oog ka ahaa Wasiir ku-xigeen ka Wasaaradda Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Xildhib aan Md Xuseen Axmed Cul usow, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaar siinta Qaranka, Md Mustafa Yaasiin Sheekh iyo Wakiillo ka socday Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka.
Wasiirka Isgaaraiinta iyo Teknoolojiyadda oo ka hadlay kulank aan ayaa sheegay….”Tilmaamaha la xiriira isticmaalka hirarka waxa ay muhiim u tahay horumarinta tayada adeegga, kororka hal-abuurka iyo kor-u-qaadista tartanka Isgaarsiinta Dalka”……
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa 9-ka Bishii Oktoobar 2023 si rasmi ah u daahfurtay Xar unta Kormeerka Hirarka taasoo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka xoojinta maamulka hirarka iyo xaqiijinta tayada isgaarsiinta Soomaaliya.
Afhayeenka ciidanka Booliska oo warbaahinta uga warramay dhacdo oyinkii ka dhacay dalka
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sad iiq Aadan Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa kawa rbixiyey xaladihii ugu danbeeyey ee dalka ka dhac ay, isaga oo ganacsatada aan wali goobahooda ku xiran kaamiroyinka faray in ay xirtaan.
Afhayeenka ayaa sheegay in gu ud ahaan dalka ay ka dhaceen sidd eed kiis oo dil ah kuwaas oo qaar ka mid ah ay Khawaarijta geystay, halka kuwa kale ay u dhaceen aano qabiil iyo dilal caadi ah, sidoo kale waxa uu sheegay in 8 qof uu dhaawac soo gaaray halka shilalka ay gaarayaan illaa 3 shil, dabka ayuu sheeg ay in saddex dab ay ka kala dhaceen Muqdisho iyo Buuleburde.
Sidoo kale Afhayeenka ciidanka Booliska Sooma aliya Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in guud ahaan dalka muddo todobaad ah uu ka dhacay afar Qarax kuwaas oo ay geysteen Khawaarijta, isaga oo shee gay in degmada Hodan ee gobolka Banaadir ay ku Qaraxday hal Bom gacmeed ah taas oo aan geysan wax Khasaare ah.
Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali ayaa xusay in laamaha amaanka oo kaa shanaya Ganacsatada Soomaaliy eed ay ku guu leysteen in goobaha ganacsiga lagu xiray badan ko oda Kaamirooyin loogu talagalay in lagu xaqiijiyo Amniga goobaha Ganacsiga.
Waxaa ka soo baxay kulan dhexm aray Wafdi ka socda QM & Mas’uuliy iin ka Tirsan Dawlada?
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuu madda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxa med Nuur iyo Wasiiru Dowlaha
Arrimaha Dibadda Xukuummd da Soom aaliya Cali Cumar Bal cad ayaa la kulm ay Guddiga ga arka ah ee howlgalka Nabadaynta Qaramadda Mido obey (C34) oo Magaalada Muqdisho usoo gaaray si ay ula kulmaan Madaxda Dowlada Fadaraalka Soo maaliya iyo ATMIS. Mas’uuliyiinta Dawlada Somaa liyaee kulanka ka qayb galay ayaa warbixin ka siis ay wafdiga, horumarka laga gaaray la dagaalanka Alshabaab iyo doorka taageero ee muhiimka ah ee Ciidamada ATMIS iyo saaxiibada Soomaaliya ay ka geesteen Dagaalka xoreynta dalka.
Mas’uuliyiinta ayaa soo bandhigay dadaalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qorshayaasha ku aadan horumarinta laamaha Amniga iyo la ware egidda amniga guud ee dalka.
Xamza oo shaaciyay hanaanka ay ku imaanayaan labada xisbi ee buuqu hareeyay
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay hanaanka ay ku imaanayaan labada xisbi qaran ee lagu gaaray heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran.
Heshiiskii 27-kii May ee Golaha Wa datashiga ayaa dhigaya in dalka uu yeesho laba xisbi qaran, sidoo kalena meesha laga saaro ra’iisul wasaaraha oo lagu beddelo madaxweyne ku-xigeenka.
Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in labada xisbi qaran ee ku xusan heshiiskaasi ay ku imaa nayaan tartan furan oo ay kasoo dhex bixi doonaan labadaasi xisbi.
"Hanaanka loo maro asxaabta marka la sameyn ayo shuruudo ayaa la dejiya oo boqolaal xisbi ayaa gasha oo la sameysta, dabadeedna waa la kala ree ba, sida imtixaanka loo qaado unba imtixaan la qaa da oo labada xisbi ee u sareysa ayaa noqonayo xisb iyo qaran,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza.
Sidoo kale waxa uu ra’iisul wasaaruhu xusay in tirada xisbiyada qaran, haddii la kordhinayo iyo had dii tiradii uu kusoo baxay heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran lagu deynayo, uun heshiis laga gaarayo.
"Labada xisbi ee ugu sareysa imtixaanka ama saddexdii ugu sareysa ayaa noqonaya xisbiyo qaran hadba sidii lagu heshiiyo, dalkaasi nidaamka uu qaa to unbey ku xiran tahay. Marka xisbiyada qaran wax ay ku yimaadan sida arday un imtixaan gashay oo kuwii ugu horreeyay laga qaatay sidaas oo kale unb ey ku imaanaya hadey 2, 3 iyo ka badan noqona yaan sidaas unbey ku imaan doonaan haddii Ilaahay yiraahdo.
Si kastaba, Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qar an ayaa dhigaya in dalka uu yeesho laba xisbi qaran, sidoo kalena meesha laga saaro ra’iisul wasa araha oo lagu beddelo madaxw eyne ku-xigeenka, waxaana taas si weyn uga horyimid madaxdii hore iyo siyaasiyiinta mucaaradka.
Xoghayihii hore ee A/Dibadda Mareykanka oo geeriyooday isaga oo 100 jir ah
Xoghayihii hore ee Arrimaha diba dda Mare ykanka Henry Kissinger ayaa geeriyooday isagoo 100 jir ah. Waxa uu soo noqd ay diblumaasi sare oo Mareyka nka ah iyo la taliyihii amniga qara nka xilligii Nixon iyo maamulkii Ford.
War qoraal ah oo ay soo saartay shirkad uu horey u aasaasay ninkaan, ayaa sheegtay in Kissi nger uu ku dhin tay gurigiisa oo ku yaal deegaanka Connecticut.Laakin shirkadda Kissinger Associates ma aysan sheegin sababta geeridiisa.
Geeridiisii ka dib, madaxweynihii hore ee Maray kanka George W Bush waxa uu sheegay in Marayk anku "uu waayay mid ka mid ah diblumaasiyiinta kalsoonida badnaawax bandanna ka soo qabtay arrimaha dibadda ee Mare ykanka.
Soomaaliya ‘oo Magdhow caalami ah’ u heli karta khasaaraha iyo waxyeeladdii…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur War same ayaa shaaciy ay in Soomaaliya ay heli karto mag dhowga khasaaraha iyo waxyeellada ka dhas hay isbeddelka cimilada ah.
Cabdiraxmaan oo daba socda isfa ham lagu gaaray shirka is-beddelka cimilada (COP28) ee ka socda dalka Imaaraadka Carabta, ayaa sheegay in Soomaaliya ay magdhow u heli karto waxyeelladii kasoo gaartay i-beddelka cimilada.
Shirka is-beddelka cimilada ayaa la isku raacay bixinta magdhowga khasaa raha iyo waxyeellada (Loss and Damage Fund), kaasi oo ay bixinayaan dalalka wasaqeeya hawada dunida.
"Soomaaliya waxay ka mid ah dalalka ugu ba’an ee ay waxyeellada ka soo gaarto is-beddelka cimilada, si degdeg ah oo fududna uga faa’iidaysan kara fursadaas, waase haddii hawsha loo diro dad aqoon, xirfad iyo waaya-aragnimo leh,” ayuu Cabdir axmaan Cabdishakuur ku yiri qoraal uu soo saaray.
Sidoo kale waxa uu yiri "Dalal badan ayaa u tartamaya sidii ay u heli lahaay een dhaqaalahaas, waxayse ku xiran tahay dalkasta dadka uu hawsha u dir sado. Haddii aysan taas dhicin, Sooma aliya mar na ka faa’iidaysan mayso mag dhowga, kana bixi mayso qaylo dhaan, baryo, gargaar iyo gurmad deg-deg oo markii ay fatahaad ama abaar jirto lagu soo tuuro.”
Hoos ka aqriso qoraalka
Guul wayn ah ayaa shirka is-bedd elka cimilada (COP28) kaga soo hoya tay dalalka uu is-beddelka cimilada waxyeellada ugu ba’an uu gaystay. Shirka oo ka socda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa la isku raa cay bixinta magdhowga khasaaraha iyo waxyeellada (Loss and Damage Fund).
Soomaaliya waxay ka mid ah dal alka ugu ba’an ee ay waxyeellada ka soo gaarto is-beddelka cimil ada, si deg deg ah oo fududna uga faa’iidaysan ka ra fursadaas, waase haddii hawsha loo diro dad aqo on, xirfad iyo waaya-arag nimo leh.
Dad xiriirin kara wada shaqayn dhexmarta hay’ adaha dawladda federa alka, kuwa maamul gobolee dyada iyo qaybaha kale ee bulshada ee aan looga maarmin hawsha, sidoo kalana la imaan kara xarii ftan diblomaasiyadeed, galaangalka, wada xaajood ka iyo qan cin dadka bixinaya magadhawga.
Dalal badan ayaa u tartamaya sidii ay u heli lahaa yeen dhaqaalahaas, wa xayse ku xiran tahay dalkasta dadka uu hawsha u dirsado.
Haddii aysan taas dhicin, Soomaa liya marna ka faa’iidaysan mayso mag dhowga ay bixinayaan dalal ka wasa qeeya hawada dunida, kana bixi mayso qaylo dhaan, baryo, gargaar iyo gurm ad degdeg oo markii ay fatahaad ama abaar jirto lagu soo tuuro.
In ka badan 7 Milyan ayey abaari bilo yar saama ysay, Dorraadna dhowr Milyan oo kale ayey fataha ad dhibaato u gaystay.
Waxaan nahay dad aan ka sarriigan baryada iyo weji gabaxa, deris la ah faqri , iyo fuulxumo uusan Ila aheey u qorin, balse ay iyaga isku xukmiyeen. Markii damiirku damqo, ayaa danta guud la jiri karaa.
4Cali Jeyte Cismaan oo ah u Qeybsa naha Xafii ska Madaxweyne ee Arrim aha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ayaa ku dhawaaqay dagaal cir iyo dhul ah oo ay ku qaadi doonaan dagaa lamayaasha Al-Shabaab ee ku sugan qeybo kamid ah Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.
Cali Jeyte oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay dib ugu soo laab anayaan deegaanadii laga xoreeyay sanad ka hor, isla markaana maalmihii lasoo dha afay isku uruursa nayeen deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, sida wararka sheegayaan.
Wuxuu hadalkiisa intaas uu kusii daray Cali Jeyte Cismaan in dadka ku nool deegaannada ay Shabaab gacan ta ku hay aan ay isaga soo baxaan, isag oo tilmaamay inay halkaasi ka fulin doonaan dagaal cir iyo dhul ah, waa sida uu hadalka u dhigay Cali Jeyte Cismaan.
Hadalkaan kasoo yeeray hoggaam iyaha Macwii sleyda ayaa noqonaya digniintii labaad oo mudo koo ban gudaheed uu u dirayo dadka shacabka ah ee ku nool dhulka Al-shabaab ka tali yaan, isagoona faray iney isaga guuraan deegaan kasta oo uu sheegay inuu yahay bartilmaameed.
Si kastaba, muddooyinkii ugu danbeeyay ayaa waxaa hakad galay howlgaladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab oo ay waday dowladda Feder aalka Soo maaliya, waxaana Madaxda dowladda ay dhowr jeer sheegeen inay dib u bilaabayaan wejiga labaad ee howlgalada.
Ciidamada dowladda oo howlgallo ku burburiyay Saldhigo ay ku sugn aayeen Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka Soomaali yeed ayaa markale waxaa ay howlgallo xoogan ka sameeyeen degano kuyaalla xadka Gobolada Baay iyo Bakool ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaas oo la sheegay in mararka qaar lagu arko Xubno katirsan Al-Shabaab.
Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah u fuliyay Ciida mada Ururka 45- aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyaga oo isku fidiyay degaano ku teed san Bariga iyo Galbeed Magaalooyinka Dhaca Waajid Ee Gobalka Bokool iyo Degmada Bardaalle Ee Gobalka Baay.
Degaannada howlgallada sida gaarka ah looga fuliyay ayaa waxaa kamid ah degaannada, Ceel Dhu un Adeegow ,Shaanto ,Ceel Mareere ,Garas xabad, iyo Coosle ee dhaca xuduudka gobolada Baay iyo Bakool.
Taliyaha Ururka X/le Ali Nuur Mad idiris oo howlg alka hoggaaminayay ayaa sheegay in Ciidamadu ay howlgalka ku burburiyay Baro-koonto rool oo ay Al-Shabaab dad ka uga qaadi jireen lacagaha sidoo kalena dadka ku dhibaateyn jireen.
Howlgalkan ayaa kusoo aadaya xilli degaannada Koonfur Galbeed uu ka socdo diyaar garoow loogu jiro billaab ida wajiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhash ay Qarax ka dhacay degmada Halgan ee G/Hiiraan
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Dorraad ka dhacay degm ada Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo ahaa Miino ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay maqaaxi kutaalla suuqa Jaadka deg mada Halgan, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriy ooday Nin Oday ahaa oo lagu Magacaabi jiray Muu min Rooti, halka ay ku dhaawacmeen laba Ruux.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Risaala u shee geen in Maqaayadda la qarxiyay ay mararka qaar far iisan jireen askar katirsan laamaha Amniga degm ada Halgan iyo Dad Shacab ah.
Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay aa tegay halka uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo halk aasi ka sameeyay howlo baaritaano wah wallow aysan dad u qaban qaraxaas.
Isimada SSC Khaatumo oo sheegay in ay diyaar u yihiin in nabad laga ga adho dagaalada gobolka Sool
Isimada Dhaqanka SSC Khaatimo, ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in nabad laga gaadho dagaaladii dhaw aan ka dhacay deegaanada Buqdhar kayn iyo Yayle ee gobolka Sool.
Garaad Cabdiqani Garaad Soofe, oo kamid ahaa salaadiinta hadashay, ayaa sheegay go'aankii colaa deed ee ay soo saartay beesha bariga Burco, ay iyagu ka baydhayaan oo ay nabad ku baaqayaan.
"Hadal kale oo dardaaran ah oo odayaal nala mid ahi ay dadkooda kula dardaarmeen inagu dardaar ankaa waa ka baydhaynaa, dadkayaga waxaanu ku la dardaarmayna Soomaalidu ma kala adkaato, waxaanu idinkula talinaynaa dagaalkooda in aydaan jeclaysan" ayuu yidhi Garaad Soofe.
Waxay sheegeen in ay si buuxda u qaateen qo dobka nabada taabanayay ee kasoo baxay shirka Burco, iyaga oo sheegay in loo baahanyahay in kha saaraha lagu joojiyo intii hore, isla markaana nabad buuxda la gaadho.
Iyaga oo ka jawaabaya qodobada siyaasada ku salka leh ee kasoo baxay shirka Burco ayay shee geen in siyaasadu haday u kala soocan tahay iyaga iyo Somaliland oo ay dhisteen maamul gaar ah, loona baahanyahay in sida loo ogaado.
"Waxan leeyahay siyaasadu way inoo kala soocantahay hada, waxaanu dhisanay maamul anagu aanu leenahay, waxa aananu ka mid nahay Soomaaliya" Garaad Soofe ayaa sida yidhi.
Xamaas & Israel oo is dhaafsaday Maxaabiis Maalintii u dambeysay xabad joojinta
Israel iyo Xamaas ayaa Dorraad ilaa Xalay isw eydaarsaday maxaabiis ka kooban haween iyo caruur, maalintii u dambeysay xabad joojin todobo ci sho socotay oo haatan gebag ebo ku dhow.
La haystayaasha ay heysay Xama as ayaa Dorraad oo ah laga sii daayay meelo kala duwan iyo waqtiyo kala duwan.
Sababta ayaa ah in lagu hayey meelo kala duw an oo Gaza ka tirsan, sida uu sheegay sarkaal Israa’iili ah.
Illaa todoba Israaiiliyin ah ayaa laga sii daayey Gaza, kuwaasoo noqonaya haweenkii iyo caruurtii u dambeeyey ee ku jiray gacanta Xamaas.
Sidoo kale Israaiil ayaa ooda ka qaaday 30 haw een iyo caruur reer falastiin ah oo ku jiray jeela sheeda
Israa’iiliyinta la sii daayey waxaa ku jira, labo du mar ah oo lagu kala maga caabo Amit Soussana iyo Mia Schem
Xamaas ayaa hadda heysa maxaa biis reer Isr ael oo ka badan 150 kuwaa soo dhamaantood ah rag iskugu jira rayid iyo ciidamo ay ku jiraan saraakiil sare, Xamaas ayaa sheegtay in dadkaas ay ku bede lan karto oo kaliya in la sii daayo maxaabiis 7 kun gaaraya oo ku jira xabsiyada Yuhuuda, hase ahaa tee Israel ayaa shuruudaas diiday.
Inkastoo ay socdaan wadahadalo xoogan had ana waxaa aad u yar rajada laga qabo in la dheere eyo ama maalmo kale lagu daro xabad joojinta oo ku eg beri oo Jimce ah aroornimadii, xiligaa soo wixii ka dambeeya ay u badan tahay inuu dib u bilaabmo dagaalka.
Israel iyo Xamaas ayaa isku mari waayey wada hadalo ka socday maalm ahan dalka Qatar ka dib markiii dhinac walba uu la soo shir tagay shuruudo adag iyo mowqifyo aad u kala fog oo lagu fashilmay in la isku soo dhoweeyo
Xulka Qaranka 18 sano jirrada Soom aaliya oo 4-
1 looga badiyey
Xulka qaranka 18 sano jirrada Soomaaliya ayaa Dorraad waxay fooda is dareen dhiggooda Kenya, kulan ka tirsan tartanka bariga iyo bartamaha Africa ee Cecafa.
Xulka Kenya ayaa 4-1 ugu awood sheegtay Somalia oo goolka ka ku hor martay qeybtii hore ee ciyaarta, waxaana ka dibn shan daqiiqo gudahood Kenya ay dhalisay labo gool oo deg deg ah, iyagoo qeyb labaadna helay labo oo kale.
Goolka kaliya ee ay Somalia dhalisay oo aha mid aad u qurux ayaa waxaa u saxiixay Ciyaartoyda Cabdix aafid Abdi
Labada kooxood ayaa ka tirsan guruubka A. Waxaa sidoo kale isla guruubkaas ka tirsan oo wada cayaaray dalalka Rwanda iyo Sudan.
Kulankan ayaa ka dhacay garoonka Bukhungu Stadium oo ku yaala magaalada Kakamega ee galbe edka Kenya.
Kenya ayaa. hogaamineysa guruubkan iyadoo leh 9 dhibcood, halka Soomaaliya ay ku jirto kaalinta labaad iyagoo haysta 3 dhibcood. iyadoo Soomaali ya ay Dorraad ka hartay guruubka.
Dowlada Sweden oo xireysa Iskuulo islaami ah & sababta ka dambeysa
Dowlada Sweden ayaa ogolaan shaha kala noqo tay iskuulka islaamiga ah ee ay maamusho hey adda Córdoba International School.
Arrintan ayaa ka dhigan in 516 ardey oo dhigta iskuulkaas, ay ku qasban yihiin inay iskuulo cusub u badashaan wixii ka danbeeya sanadka cusub ee 2024 kadib.
Wargeyska Aftenbladet ayaa sheegay in Sab abta loo xirayo iskuu lkan ay tahay cabsi laga qabo in la xagjireeyo ama afkaarta xagjirka ah lagu abuuro qaar ka mid ah ardeyda dhigata iskuulkan islaamiga ah.
Hey adda amniga iyo sirdoonku dalka Sweden ee Sapo ayaa sheegtay inay qiimeynayaan in qaar kamid ah maamulka iskuuladdan uu xiriir la sameey ay kooxo islaamiyiin ah
Waxaa la ogaaday in qof kamid ah maamulka iskuulkan uu horey ula soo shaqeeyay urur argagax iso oo ka howlgala dalka Sweden meel ka bax san. sida ay sheegtay heyadda sirdoon ka Sweden inka stoo aysan bixin faahfaahin dhameystiran.
Lotta Edholm oo ah Wasiiradda waxbarashada Sweden ayaa sheegay in dowladiisu ay juhdi walba ku bixin eyso in caruurta kunool Sweden laga difaa co fikradaha xagjirnimadda.
Wuxuuna sheegay in islaamiyiinta xagjirka ah iyo dadka afkaarkooda la dhacsan, aysan marnaba fur sad u hel doonin inay saameyn ku yeeshaan iskuul adda Sweden.
Iskuulka la eedeeyay ayaa dhankiisa sheegay in horey loogu soo jeediyay eedo noocan oo kale ah, balse ay markii danbe beenoobeen ama waxbo lagu waayay Waxayna sheege en in hada ay dacwad racfaan ah.
Maamulka iskuuladda la eedeeyay ayaa shee gay in tan iyo markii la furay iskuuladda sanadkii 1997, aysan ilaa hada jirin hal ardey oo iskuulkan dhi gto oo xagjiroobay ama lagu abuuray fikiradda xagjir adda.
Ku dhowaad 50 qof oo ilaa Dorraad la gu laayey duqeymaha ka socda Gaza
Ugu yaraan 48 qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena way ku dhaawacmeen duqaymaha Israa’iil ay ka geysatay Dorraad ma gaalada Gaza sida uu shee gay afh ayeen u hadlay wasaaradda caafimaadka ee ay maamusho Xamaas.
Mar sii horreysay, wasaaraddu waxay sheegtay in 14 qof la dilay, wax aana saacadba saacada ka dambeysa sii kordhaya khasaaraha soo gaaraya dadka rayidka
Dr. Ashraf Al-Qudra oo ka tirsan dhaqaatiirta Gaza ayaa sheegay in dadka la dilay ay u badnaaye en haween iyo caruur.
Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee ay maamusho Xa maas ayaa lagu shee gay in duqeymaha Israa’iil ay dib u bilaabeen guud ahaan Gaza subaxnimadii Jimcaha kadib markii la soo afjaray xabbad joojintii ku meel gaarka ahayd.
Xafiiska warbaahinta ee Xamaas ay maamusho ayaa ku eedeysay Mareyk anka iyo beesha caala mka mas’uul iyadda dagaalka dib uga soo cusbo onaaday Gaza ka dib markii xabad joojin muddo todobaad ah u dhaxeysay Israel iyo Xamaas ay burburtay.
Wasaaraddu waxay sheegtay in Maraykanka iyo beesha caalamku ay mas’uul ka yihiin dembiyada qabsa shada ‘Israa’iil’ iyo sii socoshada dagaalka bahalnimo ee ka dhanka ah rayidka, carruurta iyo haweenka marinka Gaza.
Warku waxa uu intaa ku daray in Falastiiniyiintu ay xaq u leeyihiin in ay isdifaacaan si walba oo ay u dhistaan dawlad falastiiniyiin ah oo caasimaddeedu tahay Qudus.
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay qoy sas ku sugan Lafoole
Maamulka Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa maa nta deeq gargaar ah gaarsiiyay qoysas ku sugan Lafoole oo ay soo barakiciyeen daadadka ka jira dalka.
Deeqdan oo ka kooban 50 tan oo raashin ah, waxaa loo qeybiyay 4,350 qoys oo ka soo barakacay deegaanada Sabiib, caanoole, mubaarak iyo Aw dhee gle oo ka tirsan ee Gobolka Shabeelladda Hoose.
Guddoomiyaha Degmada Afgooye C/Laahi Cis maan Hiraabe oo ka hadlay bixinta deeqdaasi ayaa ka mahadceliyay gurmadka loo fidiyay dadka ay barakiciyeen daadadka roobanka.
Agaasimaha waaxda Gargaarka Hey’adda SODMA Sahra Cali yuusuf oo sidoo kale ka hada shay gargaarkaasi la siiyay qoysaska ayaa sheegay in deeqdaan ay tahay mid hordhac ah balse ay ku dadaali doonaan in ay wax u qabtaay qoysaska ay saameeyeen roobabka,
Ruushka oo Xamaas kaga mahad celiyay sii deynta muwaadiniin Russian ah
Dowladda Ruushka ayaa xaqiijisay in Xoogaga Xamaas ay sii daayeen laba haween oo Russian ah, balse asal ahaan Yahuud ah.
Safiirka Ruushka ee Israel, Ana toly Viktorov ayaa sheegay in Xamaas ay dib xorr iyado oda u siisay Yelena Trupanov iyo hooy adeed Irena Tati.
Safiirka ayaa Xoogaga Xamaas kaga mahadceli yay, sida ay uga jawaabeen codsigii Dowladda Ruu shka ee ku aaddanaa in haweenkaasi la sii daayo.
Garabka Militariga Xamaas ee Guutada Al-Qassam ayaa sheegay in sii deyntooda ay jawaab u tahay codsi uga yimid Dowladda Ruushka.
Al-Qassam ayaa qoraal ku sheegtay in haweenkaasi lagu wareejiyay Hay’adda Laanqayrta Cas, si dalkooda dib loogu celiyo.
Sii deysmadooda ayaan qayb ka ahayn heshiiska maxaabiis is dhaafsiga ee Xamaas iyo Israel.
Xamaas ayaa goor dambe oo Habeenhore aha yd sii deysay 10 qof oo Israeliyiin ah, oo ay ku bedelatay 30 Falastiiniyiin ah oo isla Habeenhore laga sii daayay jeelasha Israel.
Xamaas ayaa la haysteyaasha reer Israel la sii deysay 4 qof oo kale oo u dhashay dalkaasi Thailand, kuwaa oo aan iyana qayb ka ahayn heshiiska labada dhinac. Heshiiska xabad joojinta dhinacya da oo Jimcihii ku bilowday afar maal mood ayaa Isniintii lagu kordhiyay laba cisho, oo ku ekeyd Arbacadii.
Wararkii ugu danbeeyay Rag hubey san oo Dil iyo dhaawac ka geystay Boosaaso
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosa aso ayaa sheegaya in nin ku hubaysan uu basto olad Dorraad toogasho ku dilay marxuum magac iisu ahaa Khadar Cabdi Cali oo guddoomiye u ah aa bulshada kasoo jeeda deegaanada Soomaali Galbeed ee ku nool Boos aaso.
Ninka hubaysan ayaa la sheegay in uu marxu umka ku dilay gurigiisa oo ku yaalla xaafada loo yaqaan Raf iyo Raaxo ee magaalada Boosaso, sida uu VOA u sheegay goobjooge magaciisa ka gaabsaday sababo ammaan dartood.
Weerarkaasi ayaa la sheegay in uu sidoo kale dhaawac ku gaaray wiil yar oo uu dhalay marxu umka la dilay, wiilka yar ayey ku dhacday raastii aabihii u geeriyooday.
Laamaha ammaanka ee gobolka Bari ee maga alada Boosaaso, ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan ninkii dilka gaystay mana jirto cid sheeg atay inay ka dambaysay dilka marxuumka.
Boosaaso ayaa waxaa hore uga dhacay dilal qorsheysan oo ay geysteen rag hubeysan, wax aana inta badan dilalka magaaladaasi Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhaca sheegta mas’uuliyadooda Al-Shabaab iyo Daacish.
TACSI TIIRAAYO LEH
Cismaan Xuseen Ow Axmed Muuse Maxamed Cismaan [Kiimiko} {Waryeel}, Maxamed Xuseen Ow Axmed {Suufi}, Maxamuud Maxamed Cilmi {Maalyo}, Aadan Cabdulle Mahdi Qeyloow,C/hi Xuseen Jimcaale{C/hI Abkoow, Xuseen Maxamuud Jimcaale,X/Abkoow}Nuur Maxamed Cali {Qamadi}, Macallin Xasan, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe, C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe, C/haai Max amed Salaad {Dalle},Reer Xuseen Hadaafoow, Reer Cali Madoobe, Reer Maxamed Cilmi, Reer Xasan Ganeey, Reer Habar waay Firti, Reer Muxuddiin Rooble Cigalle, Reer Canshuur Koofile, Reer Maxamuud Ow Axmed, Reer Xuseen Ow Axm ed,Reer Maxamed Jimcaale,Reer Xus een Jimcaale Cigalle Reer Muxumud Jimcaale Cigale, Ilmo Nuurto Jimcaale Cigalle, Ilmo Aamino Jimcaale Cigalle, Ilmo Madiino Jimcaale Cigalle , Reer xaaji Geeddoow Cigalle , Reer Cigalle Gadiid Geedoow waxaay Tacsi Tiiraa nyo leh u dirayaan Reer Axed Jimcaale iyo Reer Xasan Jimcaale oo uu ka geeriyooday Wiilkooda Marxuum Maxamed Salaad Maxamuud Axmed Jimcaale {Salaad Shataar}, oo habeen hore ku geeriyooday Xaafadda Tabbeelaha Jaceylka Deg mada Boondheere ee M/Muqdisho waxan so Qaasa looga Tacsiyadeynayaa Reer Maxamuud Axmed Jimcaale {Reer Shaataar} iyo Hooyadiis Khadiijo Xasan Jimcaale Cigalle iyo Carruurteeda iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisaba
Sidoo kale Tacsi taa la mid aha ayaa waxaa loo dirayaa Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Xabiibo Axm ed Jimcaale {Biibto},Muxuddiin Axmed Jimcale Maryan Axmed Jimcale, Safiyo Axmed Jimcaale,Maxamed Shaataar, Daahir, Shaataar, Nadiifo Shaataar Axmed Nuur Shaataar Daa’uud Shaataar iyo dham maan ehelka iyo axsaabta kale
Waxana Alle loogu bar-yayaan inuu naxariistiiisa janno ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadan samir iyo iimaan saad aq ah ka siiyo aamiin Aamiin Aamiin.
MARKII AAN DHABARKA UJEEDIYAY BOQORKA: WIXII KALA QABSADAY WERIYE C/HI XAAJI IYO BOQORKII ITOOBIYA HAILE SELASSIE
Weriye Cabdulaahi Xaaji oo wareysa naya hog gaamiyihii kacaanka Soomaaliya
Qoraalka sawirka, Cabdullaahi Xaaji oo waraysanaya Maxamed Siyaad Barre, madaxweynihii Soom aaliya Xayle Selassie, oo ahaa boqorkii ugu dambe eyay ee xukunka boqort ooyo ee 3, 000- sano jir ah ee Itoobiya, waxaa hoggaamiyihii Ingiriiska kala heshiiyay in lagu wareejiyo dhulkii Ingiriisku gumey san ee Soomaali galbeed, iyo dhulka Howd ee qani ga ku ahaa daakhsinka muhiim ka ah xoolo-dhaqatada Soomaalida.
Dhulkaas uu gumeysiga Ingiriisku ku wareejiyay Itoobiya oo loo adeegsaday heshiis aan xilligaas kah or aan shaacsaneyn ayaa ku jiray gacanta Ingiriiska intii u dhexeysay 1942 – 1955tii kadib markii uu ka qabsaday Talyaaniga oo isbaheysigii uu qeybta ka ahaa laga guuleystay dagaalkii labaad ee Adduunka.
Xayle Selassie oo xukumayay boqorto oyada Itoo biya muddo nus qarni ku siman kahor inta aan afge mbi militari laga tuurin 1974tii waxa uu raadweyn, oo mararka qaar gocosho iyo tiiraanyo leh uga tagay taariikhda Soomaalida.
Waxaa loogu yeeri jiray ‘Libaaxii Judah ama yahu uda’ oo ah eraybixin iyo tilmaam loo soo qaato geesinnimo, sharaf iyo xoog, iyo ab-tirsimo la isla xiriiriyo Nebi Suleymaan.
Wixii dhexmaray weriye Cabdulaahi Xaaji iyo Xayle Salaasihii Itoobiya
Cabdulaahi Xaaji waxa uu afratn sano ka sha qeynayay BBCSomali Qoraalka sawirka, Cabdulaahi Xaaji waa weriyihii ugu mudada dheeraa BBC So mali, isaga oo shaqeynayay afartan sano oo xiriir ah
Cabdulaahi Xaaji oo ah weriye z ah, ahna kii qofkii ugu mudada dheeraa ee ka shaqeeya BBC Somali afartan sano oo xiriir ah waxa ku dhashay oo ku barbaaray deegaanka Soomaali galbeed, oo gacanta ugu jiray xukunkii boqortooy ada Itoobiya.
Waxay ahayd kahor xornimada Soomaaliya, xilligaas oo dareenka xornimo doonka iyo dhismaha Sooma ali weyn uu ku xoogaa xitaa gudaha dhulka Soomaalida ee Itoobiya ay maamusho.
"Waxa uu ahaan jiray mid aamus an, oo mar codkiisa xitaa si weyn loo maqli jirin," ayuu yiri Cabdul aahi Xaaji oo dib-u-xasuusanaya xilliyadii kala duwanaa ee uu la kulmay boqor Xayle.
Cabdulaahi Xaaji waxa uu ku dhashay mag aalada Wardheere qiyaastii1939kii, meel u dhow ceelasha Walwaal oo ah goobta uu ka dhacay iska horimaadkii caanka ahaa ee dhexmaray ciidamada Talyaaniga iyo Itoobiya ee dhaliyay dagaalkii 2aad ee Talyaaniga iyo Xabashida wax yar kahor uun dhalashadiisa.
Bishii Oktoobar 1935 ciidamadii Talyaanigu wa xay duullaan ku qaadeen Itoobiya - oo markaas loo yaqaannay Abyssinia - waxayna ku qasbeen Boqor kii dalkaas, Xayle Selassie, in uu noqdo dibadjoog.
kaligii-taliyihii Talyaaniga Benito Mussolini oo iska indha-tiraya diidmada Qaramada Mdioobay ka imaaneysay ayaa waxa uu ku dhawaaqay imbaraa dooriyad cusub oo Talyaanigu ka dhistay Afrikada Bari, oo ka kooban Itoobiya iyo dhulkii hore u jiray ee Italian Somaliland iyo Ereteriya.
Soomaaligii uu Talyaanigu ka qafaalay Masar ee diiday in uu saxiixo xeer ku qaban lahaa Dorraad
Ka dib guulihii hore ee xulafadii Talyaaniga, Jar malka, Dagaalkii Labaad ee Adduunka, Mussolini wuxuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ingiriiska Juun 1940. Taas macnaheedu waxa uu noqday in dhulkii Ingiriisku gumeysan jiray ee bariga iyo gees ka Afrika, iyo xitaa dhulka Masar, iyo marinka uhii mka ah ee kanaalka Suweys in hadda uu ku jiro khatar.
Talyaanigu waxa uu weeraray saldhigyo ku yaala xuduudka Kenya iyo Sudan ee ingiriisku lahaa, iyaga oo sidoo kale qabsaday gobolada Waqooyiga ee la oran jiray British Somaliland bishii August ee isla sanadkaas.
Dagaalkaas waxa uu soo gebogaboobay 1941dii xilligaas oo laga guuleystay talyaaniga iyo xulafadi isa.
"Wakhtiga uu yimaado boqorku dugsiga waxaa uu wadan jiray had iyo jeer dharka millitariga. Waxaa na la socon jiray janarraalo iyo kuwo aanan gara nayn darajadooda," ayuu yiri Cabdulaahi Xaaji oo wax ku bartay Iskool ku yaal magaalada Harar oo uu boqorku dhisay islamarkaas na loogu magacdaray. Boqor Xayle ayaa si joogto ah u booqon jirya dugsigaas.
"Wuxuu ahaan jiray mid aamusan, balse anagu aad ayaa ugu soo ururi jirnay," ayuu yiri Cabdulaahi.
"Waxaa nala oron jiray ka baydha boqorka, wa ana nala baacasn jiray, inkstoo lacag shillimaad ah uu daaqada nooga daadin jiray."
‘Markii Boqor Haile Selassie ku kulanay dhabaha’ Haile Selassie waxa uu Itoobiya ka talinayay nus qarni
Qoraalka sawirka, Haile Selassie waxa uu noqday boqorkii ugu dambeeyay ee boqortooyada saddex kun oo sano soo-jirtay ee Itoobiya Kadib labo mar oo ay horey ugu kulmeen dugsiga uu dhigan jiray, Cabdulaahi Xaaji ayaa markii sadde xaad jidka kula kulmay, si fool-ka-fool ah, boqorka oo dhexfadhiya gaarigiisa.
"Waxay ahayd xilli casar liiq ah anniga oo kasoo bax ay iskuulka oo aan kubad kusoo ciyaarayay," ayuu yiri Cabd ulaahi.
"Waan gaajoonayay, oo waan daal naa. Waxaan ku leexday gaarig iisa. Waxaan Afka amxaariga ku iri ‘saaxiib, lacag isii."
"Waxa uu iigu jawaabay ‘lacagtii waa dhammaatay’ isaga oo igula hadlaya Carabi maadaama uu fahmay in aanan Amxaariga ku fiicneen."
Waxa uu Cabdulaahi Xaaji markii dambe u ware egay magaalada Addis Ababa, si halkaas waxbarash ada uga sii wato, ula na noolaado abtigii soo koriyay.
Waxa uu bartay cilmiga beeraha, isaga oo markii dambe shaqo ka helay Idaacadda Itoobiya qeybta AfSoo maaliga ku hadli jirtay, shaqadaas oo uu kula taliyay in uu doonto abtigiis.
Waxa uu markii dambe ka mid noqday weriyeyaa sha caanka ee idaacadda Afka Soomaaliga ee Itoobiya oo laga dhegeysan jiray xitaa gudaha Soo maaliya.
Waxa u uku hadli jiray afka boqorka, isaga oo warar lid ku ah Soomaaliya sheegi jiray, ilaa xilli dam be ee boqorka la afgembiyay islamarkaas na uu qarxay dagaalkii 77 ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
Haile Selassie iyo Maxamed Siyaad Barre oo kulmaya
Qoraalka sawirka,Boqorka Itoobiya Haile
Sela ssie iyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya M
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 2-DA DICEMBAR 2023-KA
..