HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 30-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Thursday November 30, 2023 - 08:44:34 in Wararka by
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 30-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha dalka ka jira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ka hadlay qasaaraha sii kord haya ee ka dhashay fatahaadaha ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka, isagoo xusay in qa saaraha dhimashadu kordhay.

Daadadka ahaa saameeyey dad gaaraya 2.5-milyan oo qof, kuwaas oo hal milyan oo ka mid ah ay barakaceen, iyadoo dhim ashada inta la diiwaangal iyey ay gaartay 101-qof.

Qasaaraha hantiyeed ee fatah aadaha iyo daadadku sababeen ayuu sheegay madaxwe yne Xasan Sheekh in sidoo kale uu kordhay, waxaana daadadka lagu waayey 140-kun oo guri oo nuucyo kala duwan ah, 4-kun oo xoolo ah iyo kaabayaal dhaqaale oo ay ka mid yihiin buundooyinkii magaalo oyinka Buur-dhuubo iyo Baar-dheere.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in si aan kala har lahayn loogu gurmado bulshada Soomaaliyeed ee xaaladan dhibaatadu ka soo gaartay, kuwaas oo hoy, cunno iyo dawaba deg deg ugu baahan, isagoo xusay in dowladdu ay waddo dagaal xoogan oo lagu caawinayo dhibanayaasha, guddi gaar ahna loo saaray.

Golaha shacabka oo mar kale ka dooday ka jawaabista fatahaadaha

Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka JFS oo Dorraad uu

shir guddoomiyay gud doomiyaha golaha sha cabka Baarlamaanka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa goob joog ahaa guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka mudane Cabdullahi Cumar Abshirow.

Kulanka ayaa waxaa uu ajandihiisu ahaa dhameystirka doodii socotay ee la xiriirtay xaa lada fatahaadaha ka jira dalka iyo khasaarihii ka dhashay, iyo qeybtinta warbixinta xisaab xi rka sanad maaliyadeedka ku dhamaaday 31-ka Decembar 2022-ka iyo qeybinta qoondaha Miis aaniyadda 2024.

Xildhibaannada golaha shacabka ayaa si is ku mid ah ugu dooday ugana qiirooday qoysa ska Soomaaliyeed ee wax yeeladu ka so gaa rtay fatahaada iyo daadadka ka dhashay rooba bkii ka da’ay gobolada dalka, waxayna xildhib aannadu soo jeediyeen in hay’adaha dowladda u xilsaaratay arrimaha samafalka iyo mas’uuli yiinta wasaaradda arrimaha dudaha dowla dda FS loo yeero.

Guddoomiyaha gplaha shacabka oo soo gunnaanaday kulanka Dorraad ayaa waxaa uu ku soo gabagabeeyay in loo yeero wasiirka arri maha gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta iyo Guddoomiyaha hay’adda maareynta musii booyinka si wax looga weeydiiyo xaalada fata ahaadaha ka jira dalka iyo halka ay wax mara yaan, maadaama Xildhibaannada soo jeed iyeen.

R/W. Xamse oo Golaha Wasiirada Amr ay inay ka qeyb qaataan la dagaalan ka Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Xa msa Cabdi Barre, ayaa shir gudd oomiyay kula nka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu saaray gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay daadadku saameeyeen iyo wajiga labaad ee ciribtirka Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ay aa Golaha Wasiirrada Jubbala nd warbixin qoto-dheer ka si iyay howlaha horutabinta u leh Xukuumadda Soomaa liya, gaar ahaana qorsheyaasha ku aaddan wax ka qabashada isbeddelka Cimilla da oo sabab u ah in dalka uu u dhexeeyo aba aro iyo daadad.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay mash aariicda horumarineed ee D/Federaalku u hay so dhammaan Dowlad Goboleedyada dalka, gaar ahaanna Jubbaland oo uu ka daah-furay, ka na dhagax-dhigay tiro masha ariic ah kuwa na kala ay waddada kusoo jiraan.

Ugu dambeynta Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray wasiir walba iyo masuul walba in uu kaa lin muuqata ka qaato dagaalka lagula jiro Al-Shabaab oo dhawaan uu wajiga labaad ee dag aalka lagu ciribtirayo ka bilaaban doono Jubb aland.

Kulan weyn oo loogu mahadcelinaa yay Madaxweyne Xasan oo Muq disho lagu qabtay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xus een Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay kul an balaaran oo ay Bulshada Gobolka Banaadir ugu Mahad celinayeen JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, isla markaana ay kusoo dhaweena yeen guusha taariikhi ga ah ee ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC.

Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiy een Maamulka Go bolka Bana adir ay aa waxaa kasoo qeyb galay Madax kala gedisan oo ay ugu horeey een Guddoomiye Kuxigeenada Gobol ka Banaadir, Wasiir Kuxi geenada Wa saaradaha Warfaafinta iyo Ganac siga, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gob olka Banaadir, Madaxda Rugta Gana csiga, Cul uma’udiin, Odayaal dhaqan, Haween iyo Siyaasiyiin.

Madaxda Munaasabadda ka hadashay ayaa dhamaantood hoosta ka xariiqay fursada ha Bulshada Soom aaliyeed ee ka heli karaan ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika oo ay ugu horeyso Ganacsiga, Socdaalka, Waxbaras hada iyo in Soomaaliya ee qeyb ka noqoto Dhaqaaha Bariga Afrika.

Wasiir Beene beene oo ka hadlay xaaladda adag ee ka jirta Jubaland

Wasiirka wasaaradda qorsheynta XFS Xil dhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-bee n oo qudbad ka jeediyey Dorraad xarunta gola ha shacabaka ayaa waxaa uu faahfaahin kaga bixiyey socdaal uu ku tagay deegaanadda jub baland oo xaalad adag ay ka taagantahay iyo dhibaatadda ka taagan deegaanada webiga uu maro.

Xildhibaan Beene-beene oo marka hore sharaxaad ka bixiyey xaaladda guud ee dalka iyo saameynta roobabka inta ay gaarsiisanta hay ayaa sheegay in aan la qiyaasi karin saa meynta ka dhalatay roobabka guga ee dalka ka da’ay, isaga oo si gaara uga warbixiyey soc daal uu ku magaaladda Kisma ayo deegaanada ku xeeran oo si siman fatahaadda webi jubba u gaartay, meelaha qaarne dad ugu dhinteen.

Beene-beene wasiirka qorsheynta ayaa yiri "inta aan dadka u tageynay maydad biyaha wa daan ayaa meelaha qaar laga qabanayey oo ah meelihii biy aha go’doomiyeen oo ay ku dhi nteen, halka inta soo hartay aysan heys an dhar, guryo iyo biyo nadiif ah”.

Maamulada sida saa’idka ah uu u saame yeen daadku ayuu ku sheegay Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Hirsha beelle oo gobolada labada webi mara an, halka xaalka magaalad da Buula burte uu ku tilmaamy mid aan la qiy aasi karin oo boqolkiiba Sagaashan (90%) ay biyuhu xadigii saxda ahaa kor u dhaafeen, dab ooleenne Afar ka mid ah 5 ceel-biyood oo magaaladdu laheyd.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay wasiirka Qorsheynta XFS Xildhibaan Maxamu ud Cabdiraxmaan Beene-beene in ay u gur madaan oo garab iiyaan walaalahooda ay saa meyseen fatahaadaha iyo daadka ka dhashay roobabka guga ee dalka ka da’ay.

Madaale iyo Masuuliyiin kale oo kor meer ku tagay waddada isku xerta Dabka illaa Bakaaraha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa M/Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cada ala, guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka G/ Banaadir, iyo xubno kale ayaa caawa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, oo waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee ka da’ay Caasimadda.

Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa halkaasi warbixin ku sii yay Guddoomiye Madaale, xilli ay ku guda jire en dadaalo lagu hagaajinayo wadadaasi, si xal loogu helo bur-burka soo gaaray iyagoona she egay in dhawaan lasoo gaba-gabeyn doonno qorshaha dib-u-dhis ee wadadaasi.

Duqa Muqdisho ayaa kula dar-daarmay Ma amulada Degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag in ay juhdi fara badan geliyaan dadaalada soc da ee xalka loogu raadinaayo sidii dib loogu dhi si lahaa wadadaasi oo Halbowla u ah isku soco dka suuq weyn ee Bakaaraha.


Wasiir Xagaa: ku Biirista Somaliya ee EAC waxay faa’iido u tahay Shacabka Soomaaliyeed

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Amniga Xuku ummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa oo Dorraad la haday War baahi nta qaranka ayaa sheegay in ku biirista dowladda Soomaaliya ku biirtay Ururka Iskaa shiga dhaqaalaha Bulshadda Bar iga Afrika ay wax weyn ka tari doonto Socd aalka iyo ganacsiga.

Wasiir Xagaa ayaa sidoo kale sheegay in ay kordhi doon aan Dadka socdaalka ah ee So omaaliya imaanaya kuwaas oo kala ah maalgashadayaal iyo Dalxiiseyaal.

Sidoo kale Wasiirka Maxamed Cali Xagaa ayaa xusay in ay wax weyn ka tarayso dhanka Amniga iyo amaanada dalkeena.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa xusay in ay kor u qaadi doonti wax weyn na ka tari doonto tayada Passportka Soom aaliya qof kasta oo Soomaali ahna u baahan doonin Passport ajaanib ah.

Digniin kasoo baxday dowladda Soomaaliya

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qar anka Soomaaliyed ee SO DMA ay aa soo saartay dig niino la xariira Roo bab la fil ayo dhamaadka bishaan iyo bilowga bisha December ee Sanadka an ka da’aan dalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa waxaa lagu sheegay in Roobabkaas la ga cabsi qabo inay wataan daadad iyo dabeylo xoogan, isla markaana ay waxyeelo geystaan.

Duqa Muqdisho oo Dorraad Abaal marin guddoonsiiyay xubno ka tirsan Shaqaalaha

Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Ban aadir ayaa Dorraad Abaalmarin guddoonsiiyay xubno ka tirsan Shaqaalaha Dowladda Hoose ee amar, kuwaasi oo muu jiyay howl-karnimo iyo ka soo dhalaalid shaqooyin kii ay u hayeen Maamulka iyo Shacabka Gobolka Bana adir. Guddoomiyaha Go bolka Banaadir Ah na Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in qof weliba lagu abaalmarin doonno shaqada uu qabto si loo dhiirgeliyo, asigoona ku booriyay howlwa deenada Maamulka Gobolka Banaadir in ay sii laba jibaaraan shaqada ay u hayaan Bulshada.

Agaasimaha Guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Suudi, Madaxa Xafiiska Agaasimaha Guud ee Howlaha Guud Mudane Bashiir Nuc maan Sheekh Cumar iyo Madaxada Ganaaxy ada Gaadiidka Nadaafada Mudane Cali Xasan Cali ayaa la guddoon siiyay abaa lmarin laca geed.—




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip