HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 29-KA NOV.2023-KA

0
Wednesday November 29, 2023 - 08:21:11 in Wararka by
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 29-KA NOV.2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bul shada Rayidka ka dhegaystay talloo yin ku aaddan hiigsiyada Qaran

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxa muud oo ballaarinaya latashiya da ku aaddan xa qiijinta hii gsiyada dalkeen na ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormu udka bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. Ma daxweynaha ayaa uga warbixiyey dhallinyarada iyo aqoonyahanka uu la kulmay arrimaha uu muu dnaanta siinayo, kuwaas oo ay ugu horreyso xoojinta fursadaha shaqada, kobcinta dakhliga, yareeynta saboolnimada, ciribtirka Khawaarijta, dhammeystirka dastuurka iyo xaqiijinta hiigsiga Soomaali heshiis ah, isagoo ku ammaanay dhalli nyarada Soomaa liyeed sida ay uga go’an tahay difaaca dalka iyo xoojinta dowladnimada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si gaar ah u dul istaagay fursadaha ugu jira dhallinyarada Soo maaliyeed ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxa uuna ka rajeeyey in ay si mug leh uga dhex muuqan doonaan Dalladan, maada ama dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku tilmaam an yihiin hal-abuur, firfircooni iyo adkaysi.

Dhankooda, Haldoorka uu la kulmay Madaxw eynuhu ayaa soo bandhigay aragtida ay ka qaba an arrimaha qaran ee uu la wadaagay Madaxwe ynaha Jamhuuriyaddu, iyagoo xusay ahmiyadda ay u leedahay dalkeenna in la dhammeystiro das tuurka, xoreynta deegaannada, qaadista cunaqa bateynta hubka, deyn cafinta iyo dib u dhiska ciid amada.

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoo miyay kulanka guddiga joogtada

Guddoomiyaha golaha Shacabka BJFS Md. Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay we heliyaan labadiisa ku-xigeen ay aa shir guddoomiyay kulanka 3-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka.

Kulanka oo ajandihiisu ahaa warbixinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ajandeynta kulamada Golaha ayuu Guddoomiyu hu kaga warbixiyay safaaradii uu ku tagay dalalka Taliya aniga iyo Mareykanka iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka.

Waxaana sidoo kale xubnaha gud diga ay si qota-dheer uga doodeen ajandeynta kulamada kalfadhigan 4-aad iyo shaqooyinka kale oo mu hiim u ah Golaha Shacabka BJFS.

Ra’iisal wasaare Xamse oo safiira da Tur ki ga iyo Shiinaha geeyey goo ba ha dadka daad adka ku barakacay

Ra’iisul wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa geeyey Safiirrada Turkiga, Shiinaha iyo xafiiska Qaramada ee Soomaaliya goobaha ay ku sugan yihiin dadka ka soo barakacay roobabka iyo daa dadka ka jira deegaannada Juba land ee ku sugan duleedka magaalada Kis maayo, si ay ula arkaan baaxadda dhibaatada ay daadadku geysteen.

Ra’iisul wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Dan jireyaasha dalalka Turkiga, Shiinaha iyo xafiiska Qaramada Midoobey sida degdegga ah ee ay ku soo gaareen deegaanka oo uu ugu yeeray.Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaruhu in mid ka xanuun badan dhibaatadan iyo duruuftan ay la nool yihiin kumann aan qoys oo wali ku go’doo nsan dhulka daadadku ay xireen, kuwaas oo u baahan samatabixin degdeg ah.R/wasaare Xam sa Cabdi Barre ayaa ku bogaadiyey dowlad gobo leedka Jubaland gurmadka ay u fidiyeen dadka soo barakacay iyo dhulka ay u qorsheeyeen, waxa uuna xusay in baaxadda dhibaatada dadka soo gaartay ay ka xoog badan tahay awoodaha maxalliga ah, isagoo ugu baaqay Beesha Caala mka in ay doorkooda ka qaataan gurmadka iyo samatabixinta.

R/Wasaaraha ayaa booqashada kaddib, kulan la qaatay Safiirrada Turkiga, Shiinaha, xafiiska Qaramada ee Soomaaliya iyo hey’adaha garga arka oo Khadka fogaan aragga uga qeyb galay, si wadajir loogu istaago gurmadka dadka ay saame eyeen roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka.

Prof.Cali Maxamed Geedi oo shaaciy ay arrin caqabad weyn ku ah dowlad dhiska

R/Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd Cali Maxamed Geedi ayaa shaaciyay in Dastuurka KMG ah uu caqabad weyn ku yahay dhismaha qarannimada.

Cali Geedi oo wareysi siiyay wa rbaa hinta qaranka, ayaa soo dho weeyay in wax ka beddel lagu sam eeyo dastu urka, lana dhameystiro, maadaama uu muhiim u yahay dowlad dhiska So omaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

"Caqabada hortaagan in dowlad dhiska Sooma aliya la dhameystir, imisa sanno ayaa dowlad dhis Soomaali lagu jiraa, intaas oo sano ayuu kumeel-gaar ahaa, caqabad kale ma jirto waa dastuurka,” ayuu yiri Cali Geedi.

Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa waxa uu sheeg ay in Dastuurka KMG ay inta badan qoddobadiisa iska hor imaanay aan, taasi oo caqabad ku noqotay in la dhameystiro dowladnimada Soom aaliya.

"Dastuurka qoddobadiisa iska hor imaanayan weeyi caqabad kale ma jirto, oo dowladihii oo dhan madaxa iyo mijaha la isku galiyay, marka waan jeclaan lahaa in wax laga beddelo, lana dha meystiro,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Cali Geedi.

Sidoo kale waxa uu Xildhibaanada Baarlama anka Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya ugu baaqay in ay si deg deg ah uga howl-galaan arrintaan, si dastuurka uu uga baxo kumeel-ga arka.

"Waxaan ugu baaqayaa Baarlama anka 11-aad ee Labada Aqal inay ku deg-degaan oo dast uurka ka saaran kumeel-gaarnimada oo dhameys tiraan, si umadda Soomaaliyeed dhibaatada uga baxdo. Waxaana la gudboon Xildhibaanada iyo guddoonka labada Aqal ee Baarlamaan in ay fahmaan in caqabada hortaagan in dowlad dhiska Soomaaliya la dhameystiro dastuurka waaye, marka waa inay maslaxada umadda Soomaaliy eed fiiriyaan.”

Waxa uu intaas kusii daraya "Dastuurka Qur ’aan ma ahan, mar walba wuxuu la saan qaadaya danaha shacabkaas iska leh waana la beddela. Dorraad in qodob la beddelo ayaa loo baahanaya, berri in la beddelo loo baahanayaa, marka waa in maslaxada umadda Soomaaliyeed lagu saleeyo, oo waa in la saxo dastuurka.”

Hadalka Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa imanaya xilli ay dowladda Xasan qorsheynayso in Baarla maanka la horgeeyo wax ka beddelka Dastuurka, si loo waafajiyo heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee 27-kii May ee sanadkaan.

Odoyaashii ugu waa waynaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Dorraad magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay labo kamid ah odayaashii ugu waa weynaa ee kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa aagga deg mada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Odayaashan oo lagu kala macagaacabo Ax med Cali Gadaf iyo Cali Xasan Geeddi ayaa isku soo dhiibay hay’adaha ammaanka ee dowladda, iyaga oo kasoo goostay kooxda Shabaab.

Labadan oday dhaqameed ayaa u dhexeyn jir ay Al-Shabaab iyo shacabka, waxayna sidoo kale ay uruuri jireen lacagaha ay rabto kooxda iyo cii damada ay ka doonayaan deegaanka.

"Annaga waxaan ahayn odayaal dhaqameed oo Shabaabka iyo dadka u dhex eeya xoolo waa naloo diraa, ciidamo waa naloo diraa waana ka keeni jiray dad ka ” ayuu yiri Geeddi.

Sidoo kale Axmed Cali Gadaf oo isna goobta ka hadlay ayaa sheegay inuu ka howlgeli jiray de egaanka Cowswayne oo dhawaan uun lagu laay ay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soom aaliyeed, kadib weerar ay kusoo qaadeen Al-Sh abaab, wuxuuna sheegay inuu ximli waayey dhiba ato oyinka ay haatan wajaheyso kooxda, uuna sidaas uga soo tegay.

"Waxaan kasoo kacay oon ka imid degmada Ceeldheer, meel ka tirsan oo la yiraahdo Cowsw ayne, waxaana uga soo tegay Nabadoon u dhex eeya nimanka meesha jooga oo Shabaab ah iyo shacabka ayaan ahaay, waxaana ogaaday inaa nan xamili karin arrintaas, waxaan go’aansad ay inaan kasoo tago oo isku soo dhiibo dowladda” ayuu yiiri Gadaf.

Waxaa kale oo uu yiri "Haddii aan Xamar imid waxaan la xiriira mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, waana la ii geeyay dowladda gacanta la ii geliyay, mana la kulmin dhibaato”.

Ugu dambeyn wuxuu farriin u diray odayaasha kale ee weli jira Al-Shabaab, isaga oo ugu baaqay inay isaga soo baxaan, iskuna soo dhibaan dowl adda federaalka ah ee Soomaaliya.

"Waxaan anigu arkay inay ila arkaan ayaan rabaa wixii iga dambeeya, aniguna soo dhaweyn ay aan arkay iyo dowladnimo” ayuu mar kale yiri Nabadoon Gadaf.

Ra”iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigay Wado muhiim u ah isu socodka degmo oyinka Kismaanyo

Ra’iisul Wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Ba rre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Md. Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ka dhagax-dhigay waddo la amiya oo 4KM ah, iskuna xireysa qaar kamid ah xaafadaha magaalada.

R/ Wasaaraha oo ka hadlay munaasabadda dhagaxdhigga ayaa sheegay in dhismaha jidkani inuu qeyb weyn ka qaadan doonto amniga, bilic da, shaqo abuurka, horumarka iyo isku-socodka magaalada Kismaayo.

Waxa uu ugu baaqay Ra’iisul Wasaaruhu shac abka Somaaliyeed in ay ka qeyb qaataan horum arka iyo dib-u-dhiska dalkooda, gaar ahaan kaaba yaasha muhiimka ah ee ay kamid yihiin waddo oyin ka oo xukuumaddu ay mudnaan gaar ah siine yso.

Q/Midoobay oo $5 milyan ku bixis ay wax ka qabashada fatahaada ha ka dhacay Soomaaliya

Q/Midoobay (QM) ayaa ku deeqday lacag dhan 5 Milyan oo dollarka Maraykanka ah si wax looga qabto roobabka daadad xooggan wata oo ka da ’ay guud ahaan Soomaali ya. Kaalmada cusub ayaa ku soo beegantay lacag dhan 25 milyan oo doollar oo ka timid Sanduuqa Gargaa rka Bani’aadannimo ee Soomaaliya iyo Sanduuqa Dhexe ee wax ka qabash ada xaaladaha degdeg ga ah ee Qaramada Midoobay, sida uu sheegay Xafiiska Q/M ee Xiriir inta Arrimaha Bani’aa damni mada (OCHA).

"Shaqaalaha bini'aadantinimada ayaa shaqe eya habeen iyo maalin si ay uga jawaabaan baa hiyaha isa soo taraya, iyagoo qaadaya tillaaboo yin, si ay u yareeyaan saameynta degdega ah ee El Nino iyo dhisidda adkeysiga bulshooyinka.” Ay aa lagu yiri qoraalka UN-ka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa dhawaan ku booriyay Hay’adaha Samafalka in ay si deg deg ah wax uga qabtaan Gurmadka Fatahaadaha ee saameeyay dalka, gaar ahaan deegaanada Maamulka Jubbaland.

Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SODMA, daadadka ilaa hadda waxa ku dhintay in ka badan 90 qof iyo in ka badan 900,000 oo qof oo ku bar akacay guud ahaan dalka.

"96 ka mid ah dhimashada, 28 ka mid ah waxay ku dhinteen dooni la dagtay iyagoo al-Shabaab ka cararayay," ayuu yiri Guddoomiyaha SODMA.

Waxa uu ku baaqay in la is garabsado dad aal lada lagu yareynayo fatahaadda, waxaana uu ku booriyay muwaadiniinta in ay feejignaadaan maad aama roobab kale ay weli filayaan maalmaha soo socda. Saadaasha hadda waxay muujin aysaa in ka badan 90% suurtagalnim ada El Niño iyadoo roo bab caadi ah oo ka sarreeya la filayo meelo kala duwan maalmaha soo socda.

R/wasaare Xamse: dib-u-howl gelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo waa tallaabo muhiim ah

R/Wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangi ga dhexe ee Kismaayo talla abo mu hiim ah oo qeyb weyn ka qaadan doonta hor uma rinta dhaqaalaha iyo in bulshada loo dhaw eeyo adeegyada dowladda. Bangiga Dhexe ee Soom aaliya ayaa kala wareegay dowlad gobol eedka Ju baland xaruntii uu ku lahaa degmada Kismaayo, si dayactir iyo dib-u-howlgelin loogu sa meeyo, loo na soo gaarsiiyo adeegyada uu bixiyo Bangiga Dhexe deegaannada Jubaland.

R/Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku amm aanay bangiga dhexe ee Soomaaliya dib-u-howl gelinta xarumihii uu ku lahaa dalka, si adeegyada uu bangigu bixiyo loogu soo dhaweeyo bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada, taas oo muujineysa in hey’adaha dowladdu ay soo xooge ysanayaan. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha DG/Jubaland Md. Axmed Max amed Islaam, Gud.Bangiga Dhexe ee Somal iya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed C/hi, Wasi irro iyo masuuliyiin ka tirsan hey’adaha dow ladda ee heer federaal iyo heer dowlad-goboleed.

Xulka qaran Soomaaliya ee 18-jirada oo guul wayn ka gaaray dhigooda xulka Sudan

Xulka Qaranka Soomaaliya ee 18-jirada ayaa 3 iyo 0 uga badiyey xulka Qaranka Sudan kulan ka tirsan tartanka CACAFA U18. Xulka Soo maaliya ayaa ciyaarta qeyb teedii hore gool iyo waxba ku hogaamiyay. Waxaa h ogaanka ciyaarta u dhiibay ciyaaryahan Idiris Maxa med Bilaal.

Kolkii la iskugu soo laab tay qeybtii dambe ee ciyaa rta waxaa awooda ciyaarta iyo hogaankeed aba sii wa tay xulka Qaranka Soomaa liya, iyadoo la yimid labo gool hor leh,waxaana shabaqa soo taabtay ciyaa ryahanada kala ah Mahad Shiine iyo Maxamed Gaabow.

Soomaaliya ayaa sidaas sadex dhibcood kaga qaadatay xulka Sudan, waxa ayna kaalinta 2-aad ka gashay kala saraynta group A ,halka hogamiy ayasha group ay yihiin xulka Kenya oo goor hore u gudbay wareega xiga ee tartanka.

Soomaaliya waxa u haray hal kulan oo ay waji doonaan maalinka jimcaha xulka Kenya oo goor hore u gudbay wareega xiga ee tartanka hadii ay ka badiyaana waxa ay sidaas ugu gudbi doonaan Semi Final-ka koobka CECAFA ee da’da 18 sano ka yar.

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cay aaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md.. Xil Maxamed Barre Maxamuud wuxuu Hamb alyo kal iyo laab ah u dirayaa xulka Qarankeena oo sadex gool iyo waxba ( 3-0) kaga adkaaday xulka Qaranka Sudan.

Xamaas iyo Israel oo isku eedeeyey dagaal ka dhacay woqooyiga Gaza

Ciidamada Israa’iil iyo Xamaas ayaa ku dag aalamay waqooyiga magaalada Gaza, iska horim aad ay labada dhinac ku tilm aameen mid xadgu dub ku ah xabad joojinta bini’aadantin imo ee ga shay maalintii shan aad. Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay in sad dex bam lagu qarxiyay meel u dhow goobo ay difaac kaga jireen ciidamada Israa’ii.

Mid ka mid ah goobahaas, Xamaas ayaa waxay sidoo kale rasaas ku fureen ciidamada, ku waas oo ku jawaa bay rasaas kale, sida ay sheeg een ciidamada Israel

"Tiro askar ah ayaa dhaawacyo fudud kasoo gaareen iska horimaadya daas ” ayaa lagu yiri war ka soo baxay ciidamada Israel

Xamaas oo ka hadashay dagaalk aas kooban aya waxay ku eeday say ciidamada Israa’iil iney ku xad gudbeen heshiiskii xabbad joojinta.

"Waxaa naga go’an xabbad joojinta ilaa inta uu cadawgu ka go’an yahay, waxaana ugu baaq aynaa dhexdhexa adiyeyaasha inay cadaadis ku saaraan israail si ay ugu hoggaansa maan dha mmaan qodobbada xabbad-joojinta ee dhulka iyo hawada,” ayay Xamaas ku sheegtay war-saxaaf adeedka. .

Xabbad-joojinta Israel iyo Xamaas ayaa Dorr aad la kordhiyey laba maalm ood oo kale. Sida ku cad heshiiska, Xamaas waxay sii deyn doontaa 10 la haystayaal maalin kasta , sida uu sheegay la-taliye sare oo Israa’iil ah, taas oo beddelkeeda ay Israa’iil sii dayn doonto 30 maxaabiista Falastii niyi inta kamid ah.

Saciid DENI ‘oo meesha ka saaray’ arrin faaf tay oo la xiriirta khilaafka dowladda

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo wareysi cusub bixiyay ayaa ka hadlay khilaafka maamulkiisa kala dhaxeeya DFS. Saciid Deni oo u war amay Hanoolaato ayaa waxa uu marka hore meesha ka saaray in gebi ahaanba meesha ka baxday wada-shaqeyntii Puntland iyo dowladda dhexe, taasi oo si weyn u faaftay kadib markii Pun tland ay kal hore sheegtay inay u dhaq meyso sidii dowlad madax-banaan oo kale. Waxa uu xaqii jiyay in wada-shaqe ynta dowladda dhexe iyo maamulka aysan si toos ah u kala go’in, hase yeeshe ay dowladda Muq disho isku hayaan Varrimo masiiri ah oo ay tahay in loo maro waddo saxan, sida uu hadalka u dhigay.

"Dowladda federaalka ah iyo dowlad-goboleed ka Puntland wada-shaqeyn kala la’aan ah kala go’ ah majirto, waa la wada shaqeeya, laakiin qawaa niinta iyo arrimaha qaarkood waa isku diidan yihi in. Hal ku dal gal ayuu leeyahay, hawada dowlad da dhexe ayaa maamusha, oo immigration-ka hal kan ku yaalla dowladda dhexe ayuu hoostaga, diy aaradaha imanaya iyaga ayaa soo siiya ogolaa nshaha,” ayuu yiri madaxweyne Saciid Deni.

Sidoo kale waxa uu sheegay in shirarkii Gola ha Wadatashiga Qarank uu uga baaqday kadib markii ay u cuntami weysay sida uu madaxweyne Xasan wax u wado, oo uu tilmaamay in uu deg deg badan ka muuqdo.

"Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu la yimid mission aad u weyn oo ah in dhowr billood lagu xaliyo wixii taagna oo dhan, annagana runtii wax ay nagu noqotay arrin qariib ah, waxaan maleyn aynay in dowladda marka ugu horeyso in ka horre eyaan arrimaha amniga iyo arrimaha isfahmka dowladnimada iyo waxyaabo badan,” ayuu yiri.

Waxa uu intaas kusii daray "Waxaa noo soo baxday in la rabo in muddo kooban lagu soo afmeero wixii oo dhan sida Dastuurka, iyada oo laga galin dooddo badan iyo isqancin fara badan. Markii dambe waxaa noo muuqatay in meel maalin kasta la fadhiyo oo shaqo lagu qabaneyn oo dood rasmi ah aysan dhaceyn annagana xaal ad adag ayaa ku jirnay markaa hakin ayaa ku sameynay.”

Si kastaba, Saciid Deni ayaa hadda wajahaya culeyskii ugu xooggana oo gudaha ah, ayada oo mucaaradka uu dhawaan soo saaray jadwal doorasho oo ka gedisan midka guddiga doorash ooyin ka Puntland, iyada oo mucaaradka uu rabo inay ku qabsoomto hanaankii hore ee ku yimaad een madaxda hadda joogta, halka Deni uu rabo taasi beddelkeeda.

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC oo soo laabtay dacwad loo heystay Madaxweynaha Kenya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ICC ayaa ugu danbeyn Dorraad soo laabtay dacw ad sanado badan socotay oo loo heystay Madax weynihii hore Kenya iyo kan hada talada haya.

Maxkamada ayaa Dorraad gebi ahaa nba xirtay baaritaa n kii danbiyadii dha cay door ashadii Kenya 2007-2008 iya doo danbi lagu waay ay mas uulyiin uu ka mid yahay yahay Mad axweyn aha Kenya William Ruto iyo madaxweyn ihii ka hor eeyay ee Uhuru Kenyata.

Doorashadii dhacday 2007-2008 waxaana ka dhashay rabashado siyaasadeed waxaana ku dhintay dad ka badan 1.200 ruux.

Maxkamada waxay cadeysay in marqaatiyaal lagu waayay masuuliy iintaan dacwadii danbiyada dagaalka ee lagu heystay,maxkamada ayaana ugu danbeyn ku dhawaaqday inay soo laabtay dacwadii ama danbiyadii loo heystay Masuuliyiin taan,waxaase la sii wadayaa dacwado loo heysto

dad badan oo ka qeybqaatay rabsha dahaasi.


Puntland oo War cusub kasoo saar tay Doontii la afduubtay

Taliyaha ciidanka booliska ee gobolka Nugaal G/sare Maxamed Cali Axmed ayaa sheegay in do onta laga afduubtay deegaan xeebeedka Maraya ee degmada Eyl ay hadda ku sugan tahay meel ka baxsan biyaha Soom aaliya taas oo ku beegan jasiiradda Suqadara.

Wuxuu sheegay in rag gaafduubay doonta ay dhan yihiin 12 nin oo bu rcad badeed ah oo is ab aabulay, kuwaas oo had da gacanta ku haya doontii iyo shaqaalihii saar naa. "Xogtii ugu dambaysay ee an ka helnay doo ntu waxay gashay biyaha caalamiga ah, ragga haysta ayaa la soo hadlay dadka deegaanka oo u sheegay in doontu ka xumaatay oo ay biyaha dul sabbaynayso” ayuu yiri Maxamed.

Taliyaha ayaa xusay in ragga doontan afduub tay ay doonayeen inay ku doontaan maraakiib kale ayna taas sabab u tahay inay la aadan biyaha caalamiga ah.

"Qorshaha waxaa weeye in saacadaha soo socda la qabto innagoo la kaashanayna ciidama da caalamigaa ee ku sugan xeebaha Soomaaliya, waxaan kaloo la soconnaa in labadii habeen ee ugu dambaysay ay hal meel taagnayd doontu, bal se waan soo afjaraynaa” ayuu yiri G/sare Maxa med Cali.Waxaa jira warar sheegayay in afduuba yaashu ay dalbadeen madax furasho dhan 400 kun oo doollar.

Balse Taliye Maxamed ayaa xusay in haddii ay ragga afduubka gaystay doonayaan lacago ay do onta ku haysan lahaayeen deegaannadii ay ku afduubeen.

Sida loo fuliyey howlgal lagu dilay madaxEii maaliyada Shabaab ee Mudug

Ciidamo ka tirsan ku deegaanka ee hubka u qaatay inay la dagaalamaan kooxda Al-Sha baab ayaa Dorr aad dilay mada xii maaliyadda ee Al-Sha baab u qaabilsanaa gob olka Mudug. Axmed Cabdullahi Cali oo loo aqoon jiray Nada ara ayaa lagu dilay howlgal qor sheysan, waxaana laga furtay mooto uu watay iyo qori AK47 ah

Ninkaan oo caan ka ahaa gobolka waxaa dilay macawiisley ka baxday degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, waxaana lagu dilay deegaan lagu magacaabo Carfuuda oo hoos taga Xarardheere.

Carfuuda oo howlgalkaan uu ka dhacay ayaa 35 KM u jirta deegaan muhiim ah oo lagu magaca abo Daba galo, kaas oo ka mid ah deegaanada koonfurta gobolka Mudug ee kooxda Al-Shabaab ay weli maamusho.

Ninkaan waxaa laga soo furtay 100 neef oo Geel iyo Ari isugu jirta, kuwaas oo dadka deegaan ka uu ka uruuriyey, waxaana ciidamada ka baxsa day dagaalamayaal kale oo sarkaalkaan ilaalo u ahaa.

Sidoo kale, ciidamadu waxay soo bandhigeen boonooyin uu dadka ganac satada ah ninkaani uga qaadanayey lacago baad ah, waxaana howlgalka lagu dilay fududeeyey dad uu xoolo ka dhacay oo deegaanka Carfuuda ku nool.

Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka howlgal kaas fuliyey ayaa Caasimada Online Sheegtay in ay u sheegen in dhankooda uusan wax khasaare ah ka soo gaarin howlgalkaan. Sidoo kale waxay saraakiishu sheegeen inay sii baacsanayaan dagaalamayaal ka tirsan koox da oo ninka la dilay la socday, kuwaas oo ka bax sa day ciidanka. Xigasho:-caasimadda.net

Maamulka SSC-Khaatumo oo arin cusub ka bilaabay Laascaanod

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Dorraad can shuur qaadis ka bilaabay magaalada Laascaa no odHoggaamiyaha SSC-Khaatumo Mud. Cab diqaadir Aw-Cali ayaa kormeer Shaqo ku tagay Kastamada Caasimadda Laa scaan ood, halkaas oo markii 1aad laga bilaabay cashuur-qaaddida Maamulka SSC-Kha atumo.

Hoggaamiyaha ayaa warbixin ka dhagaystay saraakiisha iyo hawl-wadeenn ada Kastamada, islamarkaana ku boorriyey shaqada culus ee ay u hayaan shacabkooda.

Hoggaamiyaha ayaa Saraakiisha Cashuuraha kula dardaamay inay shacabka ugu adeegaan si hufnaan iyo ammaano leh. Isagoo dhanka kale sheegay in hannaanka Canshuuraha SSC-Khaa tumo uu noqonayo mid daahfuran oo ka hufan mu suq iyo maamul xumo.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa ugu baaqay Shacab-weynaha SSC-Khaatumo in ay bixiyaan Cashuurta ku waajibtay, isagoona ballanqaaday in Cashuurtaas si saxa ah ay Shacabka dib ugu soo laaban doonto.

Nin gaari ka dhacay Puntland oo la gu qabtay Dowlad deegaanka Soom aalida Itoobiya

Ciidamada booliiska gaarka ah ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay gaari nuuciisu ahaa Leyla Calaawe, oo laga dha cay gobolka Puntland ee Puntland iyo nin kii gaar igaasi dhacay.

Ninkan dhaca geestay oo xirnaa dareeska ciidama da ayaa gaariga ka dhacay deegaanka Buur-saalax ee gobolka Mudug, waxa uuna nin kan gaariga ula baxsaday dhinaca gob olka Do ollo ee dowlad deegaanka Sooma alida Itoobiya.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Faysal Shiikh Cali ayaa xaqiijiyay in gacanta lagu dhigay eeday sanaha dhaca u geestay gaariga Layla Calaawida ah, waxa uuna xusay in ninkaasi iyo gaariga lagu hayo saldhi gga degmada Gall aadi. "Waxaan u mahad celinayaa Maam ulka iyo Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Gobolka Do ollo DDS oo ku guul aystay qabashada Eedaysa nwe Saa daq Cabdicasiis Nuur oo ku eedaysane dhac Gaari Land Cruser ah oo uu ka gaystay Go bolka Mudug Gaar ahaan Dagmada Bursaalax, aas oo ku timid iskaashiga amniga ee aan leena hay Maamulka iyo Ciidamada Gobolka Doollo ee DDS oo markasta u baahan in la xoojiyo si aan isaga kaashano wax kasta oo wax u dhimaya amniga labada deegaan” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland.

Q/M. oo ka digtay masiibo cusub oo ka soo fool leh M/ Gaza

Dad badan ayaa u dhiman kara cudurro iyo xaalado caafimaad darro oo Gaza ka taagan haddii aan la soo celin kaabayaasha caafimaad ka, sida ay sheegtay afhayeenka Ururka Caafima adka Adduunka Margaret Harris oo shir jaraa’id ku qabatay Geneva.

Harris waxay sheegtay in boqol laal kun oo bukaan ah oo Gaza ku sugan ay la ildaran yihiin xaalado caafimaad oo daba-dheeraaday ah, sida macaanka, cudurrada wadnaha iyo kans arka aysana helin dawooyinka ay u baahan yihiin.

"Xaaladahaas daba-dheeraada waxay noqon doonaan dhibaato ba’an oo horseedi karta gee rida dad badan” ayey tiri Margaret Harris

"Ugu dambeyntii, waxaan arki doonaa dad bad an oo u dhimanaya cuduro ka badan inta aan ara gno xitaa duqeynta haddii aanaan awoodin in aan dib u dhigno nidaamkan caafimaadka oo aan bixi nno waxyaabaha aasaaska u ah nolosha,” ayey Harris intaas raacisay, iyadoo xustay baahida deg degga ah ee cunto, biyo, daawo iyo shidaal .

In ka badan 14,800 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israel ee Gaza laga bilaabo Okt oobar 7 ilaa Noofambar 23, sida laga soo xigtay tirooyinka Wasaaradda Caafimaadka Falastii niyiinta.

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay inay ku adkaatay inay cusbooneysiiso tirooyinka khas aaraha sabato ah burburka adeegyada iyo isgaa rsiinta isbitaallada ku yaal waqooyiga Gaza.

Shidaal yaraan ayaa curyaamisay Isbitaallada Gaza , iyadoo inta badan xarumaha daryeelka ca afimaadka lagu qasbay in la xiro duqeymo ama shidaal la’aan awgeed ilaa 17kii Nofambar 17, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.

Tan iyo markii ay bilowdeen xabbad joojinta todobaadkii hore, kolonyada gawaarida xamuulka ah waxaa u suurtagashay in ay ka dejiyaan xoo gaa cunto, shidaal iyo sahay caafimaad gudaha Gaza.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee Falastiiniyiinta ayaa sheeg tay Axaddii in tirada gargaarka ee la gaarsiiyay marinka Qaza ay tahay mid aan ku filneyn .

"Gargaarka hadda socdaa waa uun hoos u dhac ku yimid badweynta baahiyaha bini’aadantin imo, laakiin kuma filna” ayuu yiri Adnan Abu Hasna oo ka tirsan UNRWA.

Mareykanka oo Israel ku cadaadin aya in la kordhiyo muddada xabad joojinta

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay labada cisho ee lagu kor dhiyay muddada xabad joojinta ee Marinka Gaza.

Afhayeenka Golaha Amniga Qaran ka ee Mareykanka, John Kirby ayaa sheegay in kor dhinta xabad joojinta ay abuureyso fursad ah in mud do dheer uu heshiisku sii sha qeeyo.

Afhayeenka ayaa Warbaahinta u sheegay in Mareykanka uu rajeynayo in muwaadiniinta Mareyk anka ee lagu haysto Gaza ay ka mid noqdaan 20-ka la haysteyaasha ee soo socda ee la fil ayo in la sii daayo.

Sideed illaa sagaal qof oo muw aadiniinta Marey kanka ah ayaa la rum eysan yahay inay ka mid yihiin dadka lagu haysto Marinka Gaza.

John Kirby ayaa sheegay in shuru udo lagu xiro gargaarka la gaynayo Gaza, sida Israel ay dalbane yso uu yahay feker mudan, balse Madaxweyne Joe Biden uu aaminsan yahay in qaab kiisa uu shaq eynayo.

"Dabcan waxaan rajeynaynaa inaan aragno xab ad joojinta oo sii shaqeyna ysa, taasina waxay ku xirnaan doontaa in Xamaas ay sii deyso la haystey aasha.” Ayuu yiri Kirby.

Joe Biden, Madaxweynaha Mareyk anka ayaa bartiisa X ku sheegay "Wax aan si joogto ah u cada adiyay in la hakiyo dagaalka, si loo dardargeliyo loona ballaariyo gargaarka bani’aadant inimo ee Gaza iyo fududeynta sii deynta la haysteyaasha.

Waxaan sii wadi doonnaa inaan la xiriiro Mada xda Qatar, Masar iyo Israel, si aan u hubiyo in dhinac kasta uu heshiiska fuliyay.”

Dowladda Qatar ayaa sheegtay in dhinacyadu ay ku heshiiyeen in laba maalmood lagu kordhiyo xabad joojintii Gaza


BULSHADA OROMADU MA SOOMAALI BAA MISE SOOMAALIDA AYAA OROMO AH?

Qoraalka sawirka, Gabar Soomali ah (bidix) iyo gabar Oromo ah (midig)

Dood iyo hadal-hayn ayaa ka dhalatay kadib markii odeyaasha dhaqanka bulshada Oromo-da ee booqanaya Somaliland ay jeediyeen hadalo muujinaya inay ka tirsan yihiin qabiil Soomaali yeed. Ugaas dhaqameedka hogaaminayey wafdi ga oo lagu tilmaamay inuu yahay guddoomiyaha guurtida Oromada Itoobiya ayaa sheegay in wada dhalashada iyo diintu ka wada dhexeeyaan walow qaar badan oo ka mid ah qoomiyadda Oramadu aysan muslmiin ahayn.

Mid ka mid ah, wafdiga oo afka Soomaaliga si fiican ugu hadlayay ayaa sheegay in oromo-da iyo beelaha Somaliland ay wada leeyihiin dhulka iyo dekeda, isaga oo si gaar ah u carrabaabay de keda Saylac, oo la sheegayo in uu Itoobiya ay danaynayso.

Dalalka Geeska Afrika sida Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya waxaa wada dega qowmiyado badan oo ay ka mid yihiin Soomali iyo Oromo. Labadan qowmiyadood waxay kaga duwan yihiin qo wm iyadaha kale ee ay dalalkan wada degaan, in ay leeyihiin dhowr waxyaabood oo isu dhaweynaya labadooda.

Wa'ayo qowmiyada Oromo-du?

Baraha Bulshada

Qoraalka sawirka, Ninka hog aaminaya wefdiga oromada ee Somaliland tagay

Oromadu waa qoo miyad degta gee ska Afrika tiradooda guu dna lagu qiyaaso ilaa 40 milyan oo qiya astii 25 milyan oo ka mid ah ay ku noolyihiin Itoob iya.

Qoomiyadani waa Kushitik u badan Muslimiin. Ka sokow Itoobiya waxay qaar ka mid ahi degaan Sudan iyo Kenya.

Waxay isugu jiraan beeralay iyo xoola dhaq ato reer guuraa ah. Daraasa daha taariikhda afa fku waxay tilmaama yaan in ay qoomiyadan ka soo jeeddo harooyinka sida Chew Bahir iyo Cha mo oo ku wada yaal dalka Itoobiya.

Waxay taariikhda Afku qiyaasaysaa in halkan ay ku noolaayeen in ka badan 2 kun oo sano.

Qowmiyadaha Soomaalida, Oroma da, Ren dille, Booran iyo Gabra waxay ka wada tirsan yih iin Kushitic oo ah mid ka mid ah magacyada lagu mideeyo jinsiyadaha iyaga oo la eegayo waxy aabo ay ka mid yihiin hidde sidahooda iyo taariikh dooda.

Afafka Orormada iyo Soomaaliga ayaa ku wada jira afafka la isku yira hdo Kushitik oo ay ka mid yihiin afafka qoomiyadaha aan kor kusoo xusnay iyo kuwa kale.

Oromadu ma Soomaali baa mise Soomaalida ayaa Oromo ah?

Waxyaabaha ku saabsan Wefdiga Hargeysa jooga iyo haddalladooda ee hadal haynta dhaliyey ka mid ah su'aashan aan kor ku xusnay. Siyaabo kala duwan ayeyna dadku uga falceliyeen. Hadd aba taas awgeed waxaan eegaynaa waxa ka jiri kara sheegashooyinka qaar Ka hor burburkii So omaaliya, bulshada Oromo-da ee Soomaaliya joogay, oo qaarkood ahaa jahbad hubeysan oo la dagaalama Itoobiya waxaa loogu yeeri jiray Soo maali Aboo.

Labada qoomiyadood ee Soomalida iyo Oro mo waxay degaan laba dhul oo aad u ballaaran dhinacana isku haya, iyo meelaha dhulkaasi iska galo oo ay wada degaan.

Intaas waxaa dheer inay jiraan is sheegasho iyada oo marar badan la arko in qabiillo ka mid ah Oromada ama Soomaalida ay sheegtaan midka ay afkooda ku hadlaan mooyee kan kale.

Tani waxay cadayn u tahay suurta galnimada ah in tusaale qoys Soomaali ah uu la dhaqmo Oro mo sidaasna oo ku noqdo Oromo inkasta oo ay ogyihiin in ay dhalasho ahaan yihiin Soomaali.

Tusaalaha ugu fiican: Wefdiga hadda Jooga Har geysa oo sheegay inuu soo maray Kenya, waxay ku doodayaan inay yihiin qabiil Soomaali ah oo sida ay sheegayaan kaliya aan ku jirin Oromada ee sidoo kale ku dhex jira lana dhaqmay booranta iyo kuwa kale.

Tusaale kale beesha sheekhaal waxaa jira qabiil Oromada la dhaqmay kuna hadla afka Oromada balse ku abtirsanaya isla halka ay Sheekhaal ku abtirsato. Sheegashadu iyaga u gaar ma aha ee waxaa ogol oo la qaba isla beesha Sheekhaal ee Soomaalida ah.

Ma beenin karno mana rumayn karno balse waxay cadeyn u tahay sida ay suurta gal u tahay in labadan qowmiyadood (Oromo iyo Soomaali) ay isku dhex milmaan.

Waxaa sidoo kale jira sheegashooyin ah; qab iillo ka dhex abuurmay labada qowmiyadood oo is guursaday.

Laakiin xaqiiqada taariikhda iyo sooyaalka lab ada bulsho waa in aysan midna ahayn tan kale, se ay yihiin labo qowmiyad oo siman, islama rka as na hal meel kasoo farcamay.

Diinta

Wefdiga oromada iyo doay dhaqameedyo soo dhaweeyay

Qoraalka sawirka, Wefdiga oromada iyo doay dhaqameedyo soo dhawe eyay Qowmiyadda Oro ma du waxay leedahay Musli miin iyo masiixiyiin labada ba, hase yeeshee waxaa badan kuwa islaamka ah waxaana lagu qiyaasaa boqolkiiba 55% ilaa 60% inay yihiin Muslimiin sunni ah.

Oromada muslimiinta ah waxay dhul ahaan is xigaan Soomaalida, waana halka uu ka yimaaddo is dhex galka labada qowmiyadood.

Inkasta oo aynaan qodob gaar ah ka dhigayn dhaqanka; Soomaalida iyo Oromadu way isaga dhowyihiin dhaqan ahaan qowmiyadaha kale. Waxay leeyihiin wax la yiraah Cabbaagade oo u dhigma Ugaas ama Suldaan.

Oromadu waa xoola dhaqato sida Soomaalida oo kale wallow dhanka beeraha ay Soomaalida ka ga horeeya an, waana reer guuraa kuwooda xool aha dhaqda.

Dhulka

Sida aan horeba soo xusnay dhulka ay hadda Soomaalidu degto iyo kan Oromadu dhinaca ayey isku hayaan wallow uusan u dhaxaynin xad cad oo kala qaybiya ayna dhacdo in mararka qaar ay isu gudbaan si nabad ah iyo dagaal ba.

Qodobada ama waxyaabaha mide eya Soom aalida iyo Oromada uguna xasaasisan waa dhul ka, balse si aan sawir uga bixinno aan dib ugu laabanno xooga taariikh ah. Qarnigii 13-aad ilaa 14-aad ee miilaadiga waxaa geeska Afrika ka talin jirtay boqortooyo islaami ahayd oo la yirah Cadel.

Boqortooyadan waxaa xarun u ahayd mag al ada Harar oo hadda ku taal gudaha dalka Itoo biya. Maadaama ay ahayd boqortooyo Islaami ah, waxay ka dhaxaysay guud ahaan qoomaiy adihii muslimiinta ahaa ee halkaas ku dhaqnaa iyo kuwa gadaal ka yimidba.

Boqortooyadani waxay la dagaali jirtay mara band anna dhul kala qabsadeen middii xabashida oo ahayd bqortooyo masiixiyad ah.

Bqortooyadan waxaa hogaamin jiray marka laga tago shakhsiyaad aan asalkooda si fiican loo qeexin, madax Soomaali ah kana dhashay qaar ka mid ah Qabiilada aan Dorraad Soomaali u na qaan. Magaaladan aan sheegnay waxaa dhinac walba hadda ka jira Oromada ama dhulka Orom ada.

Sida ay dawladda itoobiya diiwaan galisay Oro mada degta magaalada Harar Dorraad, waxay ka badan yihiin Soomaalida iyo xitaa qowmiyadda harariga oo la sheego inay asal ahayn degi jireen halkaas xitaa saldanadii Cadel ka hore.

XIGASHO:-BBC

Erdogan: "Waa in Israel lagula xisa abtamaa dembiyada dagaal ee ay geysatay”

Turkiga ayaa ugu baaqay Q/Midoobay inay tah ay in Israa’iil lagula xisaabtamo dembiyada dag aal ee ay ka geysatay welina ka wado magaalada Gaza iyo guud ahaan dhulka reer Falastiin.

Madaxweyne Recep Tayyip Erd ogan ayaa khadka taleefoonka ku la hadlay Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay Antonio Guterres ka hor kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sida uu sheegay xafiiskiisa.

Erdogan ayaa u sheegay Guterres in Israa’iil ay sii waddo in ay si xishood la’aan ah ugu tumato sharciga caalamiga ah, shuruucda dagaalka, iyo sharciga bini’aadantinimada” ayuu yiri.

Wasiirka arrimaha dibadda Hakan Fidan oo qeyb ka ah kooxda xiriirka ah ee dalalka Muslim ka ah ee wada xaajoodka la leh dhiggooda reer galbeedka ee ku saabsan xaaladda Gaza ayaa ka qeyb galaya kulanka New York.

In ka badan 14,800 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israel ee Gaza laga bilaabo Ok toobar 7 ilaa Noofambar 23, sida laga soo xigtay tirooyinka Wasaaradda Caafimaadka Falastiin iyiinta.

Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay inay ku adkaatay inay cusbooneysiiso tirooyinka khas aaraha sabato ah burburka adeegyada iyo isgaarsiinta isbitaallada ku yaal waqooyiga Gaza.

Shidaal yaraan ayaa curyaamisay Isbitaallada Gaza , iyadoo inta badan xarumaha daryeelka caa fimaadka lagu qasbay in la xiro duqeymo ama shidaal la’aan awgeed ilaa 17kii Nofambar 17, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka.

Tan iyo markii ay bilowdeen xabbad joojinta todobaadkii hore, kolonyada gawaarida xamuulka ah waxaa u suurtagashay in ay ka dejiyaan xoo gaa cunto, shidaal iyo sahay caafimaad gudaha Gaza.

Hay’adda QM u qaabilsan arrim aha qaxootiga ee Falas tiiniyiinta ayaa sheegtay Axaddii in tirada gargaarka ee la gaarsiiyay marinka Qaza ay tahay mid aan ku filneyn .Gargaarka hadda soc daa waa uun hoos u dhac ku yimid badweynta ba ahiyaha bini’aadantinimo, laakiin kuma filna” ayuu yiri Adnan Abu Hasna oo ka tirsan UNRWA.



AWOODDA CIIDAN: SHANTA DAL EE UGU AWOODDA CIIDAN IYO HUBKA BADAN DALALKA MUSLIMIINTA


Dunida Muslimka' waxay ka bilaab ataa gal beedka Afrika ilaa koonfur bari Aasiya. In kasta oo aanay isku mid ahayn, haddana waxa la isu keenay oo ay ku wa da jiraan Ururka Iskaashiga Isla amka oo ay xubno ka yihiin 57 waddan.

Dagaalada ka socda meelo badan oo dunida ah, sida colaada gaamurtay ee Falastiin iyo Israel, ayaa ku qasbay ciidamada dalalka Musli mka in ay si degdeg ah ula qabsadaan oo ciidamado oda u tababaraan dagaalka caadiga ah iyo kuwa aan caadiga ahayn, xaaladaha qaarkoodna ay dib u bar taan farshaxanka iyo xeelada dagaalka caadiga ah.

Sacuudiga ayaa ah dalka lacagta ugu badan ku bixiya militariga iyo hubkooda marka la barbardhigo dhammaan dalalka kale ee Muslimka ah.

Sanadkan oo keliya sagaal iyo lixdan bilyan oo doolar ayuu Sacuudiga oo ah dalka shanaad ee lac agta ugu badan ku bixiya ciidamada – kadib Marey kanka, Shiinaha, Ruushka, Hindiya – ku bixiyay dhanka ciidamada iyo militariga.

Miisaaniyadda difaaca ayaa kaliya sheegta qayb ka mid ah xaqiiqooyinka ka jira dalalka. Xarunta Glo bal Firepower (GFP), oo loo isticmaalo qiimaynta aw oodda ciidamada dalalka waxay eegtaa dhawr arr imood, oo ay ku jiraan tayada hubka, baaxadda gant aalaha, tababarka, xulafada, xoogga shaqaalaha, iyo xoogga warshadaha difaaca deegaanka.

Haddaba, waa kuwan shanta dal ee ugu xoogga badan dunida Muslimiinta.

Pakistan - Dalka keliya ee Muslim ah ee heysta Nukliyeer

Milatariga Pakistan waa mid adag, oo leh dhaqan ciidan oo soo jireen ah. Sanadihii la soo dhaafay, waxa ay ka faa’ideysatay is kaashi xooggan oo ay la ye elato Sucuudiga iyo Shiina ha si ay u casriyeyso ciida madeeda, iyada oo la ade egsanayo tignoolajiyada milatari ee culus iyo horumarinta hubka. Hawlgal ahaan, Pakistan waxay ku faantaa mid ka mid ah ciidamada ugu weyn gob olka, oo leh caqiido hub oo isku dhafan oo xoog leh oo ay taageerto adeeg sirdoon oo awood leh iyo da daal joogto ah oo lagu horumarinayo awooda warsh adaha difaaca iyo soo saarista hubka casriga ah iyo rasaasta.

Sidoo kale waa mid ka mid ah wadamada gobol ka ee leh awooda nukliyeerka. Ururka Xakamaynta Hubka ayaa dhigaya kaydka nukliyeerka ee Pakistan uu yahay 140 gumacyada nukliyeerka, oo lagu qiime eyay kaalinta lixaad ee hubka nukliyeerka ee add uunka Pakistan waa dalka keliya ee Muslim ah ee ku hubeysan nukliyeer. Waxay kaga jirtaa kaalinta 7aad liiska kala sarreynta awoodda ciidan iyo hub ee dunida.

Waxay heystaa 3,700 oo taangi, 1,400 oo diyaa radaha ciidamada ah, sagaal gujis, iyo tiro ciidamo qalabka sida oo ku dhow toddobo boqol oo kun.

Pakistan waxay ku bixisaa ciidamadeeda dhaqa ale dhan kontan iyo kow bilyan oo doolar sanad walba.

Turkiga - Dalka keliya ee Muslim ee xubin ka ah isbaheysiga ciidan ee ugu awoodda badan dun ida ee Nato

RTXIGASHADA SAWIRKA,RT

Turkiga oo saddex jibbaaray dhaqaalaha uga ba xa ciidamada iyo qalabka dagaalka sanadkan ayaa kor u qaaday awoodiisa milatari sanadkii la soo dhaafay, isaga oo laba me elood ka soo kicitimay dar ajada awooda militari ee 2023 ee qiimeynta awoo daha ciidamada.

Turkiga oo hadda ku jira kaalinta 11-aad, waxa uu hadda yahay dalka ugu awoodda badan dalalka Bariga dhexe iyo Waqooyiga Afrika, iyo dhammaan dalalka Muslimka. Marka laga soo tago joogitaanka culus ee uu ku leeyahay Suuriya, Turkigu waxa uu horumariyay warshado difaac oo xooggan, waxa uu soo saaray diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, ganta allada casriga ah ee casriga ah, taangiyada dagaal ka, iyo helikobterrada dagaalka lagu tijaabiyay.

Turkiga ayaa sidoo kale saldhigyo waaweyn oo horudhac ah ka samey stay Qatar iyo Soomaaliya, isagoo ballaariyay awoodiisa juqraafiy eed iyo saad aalinta awoodda.

Turkiga oo horey sanad walba ugu bixin jiray difa aca, ciidamada iyo agabkooda 16 bilyan ayaa hadda ka dib howlaha ciidamada iyo difaaca ku bixin doona 40 bilyan sanad walba. Maxaysan dalalka Islaamka heshiis uga ahayn dag aal ka Xamaas iyo Isra a'iil, si la mid ah kuwa Reer Galbe edka?

Indonesia - dalka ay ku nool yihiin Muslimiinta ugu badan

Indonesia waa dalka saddexaad ee ugu awoooda badan dunida Muslimka. Waxay leedahay 112 Mily an oo qof oo u diyaar ah inay ciidan noqdaan. Taas waa boqolkiiba afartan tirade bulshada dadkaas.

Waxaa lagu wado in ay noqoto dalka afraad ee u gu dhaqaalaha badan aduunka marka la gaaro 20 50, ciidankeedu waxa uu sii wadaa in uu kordho.

Iyadoo ay wadaan dadaall ada casriyeynta difaaca ee soc da, Globa lData waxay saadaal isay in kharashka difaaca Ind onesia uu ka kori doono $8.8bn sanadkan ilaa $9.7bn ma rka la gaaro 2028.

Indonesia, oo ah tirilyan-dhaqaale oo koray cel celis ahaan wax soo saarka guud ee gudaha qiyaa stii 2.9% sanadkiiba inta u dhaxaysa 2019 iyo 2023, waa mid ka mid ah dalalka kharash-gareeya dhaqaa laha ugu badan eek u baxa difaaca ee Koonfurta Aasiya. Hay’adda Global Data ayaa tilmaamaya in diyaaradaha millateriga ee garabka go'an ee qar anku ay yihiin qaybta ugu weyn ee uruurisa maalgeli nta ugu badan - oo ku kacaysa $22.7bn inta lagu jiro muddada 2023-28.

Masar - dalka ugu awoodda badan dunida Carabta

Masar waxay kaalinta 14aad kaga jirtaa qiimeynta awoodda ciidan iyo agabka ee 145 dal ee dunida.

Masar waxa ay haysataa 1,069 diyaaradood oo garbo go'an ah iyo kuwo heelokobtar. Turkiga ayaa heysta 1,065 diyaaradood oo dagaalka ah, waxaana ku xiga Sucuudiga (897), Israel (601), UAE (565), Algeria (547), Iran (541), Syria (453), Iraq (361) iyo Urdun (256). ).

Marka laga soo tago raxanno kala duwan oo dagaalyahanno ah iyo diyaarado qaada ciidanka iyo xamuulka, Masar waxay leedahay 20 saldhigyo cirka ah iyo awood saadka oo ball aaran.Masar waxay ku haw lan tahay sidii ay u noqon lah ayd xarun goboleed oo lagu soo saaro diyaaradaha daga alka Maraykanka ee F16. Masar waxa kale oo ay haysataa daraasiin diyaarado Helicopter ah oo ah nooca loo yaqan Apache iyo dhawr darsin diyaarad ood oo C-130 Hercules ah.Dadaallada lagu horumar inayo awoodda ciidamada cirka ee Masar waa fidinta falsafa deeda difaaca taas oo hormuud u ah casriya ynta iyo horumarin dhamaystiran oo joogto ah. Mar haddii Masar aanay saldhigyo ciidan ku laha yn dib adda, isla markaana aanay wax niyad ah u hayn in ay samaysato, ciidamada cirku waa cududdooda dheer ee ay isaga difaacayaan khatarta dibeda.

Iran - dalka islaamka ee ugu saama ynta badan bariga dhexe

Iran waxa u suurtagashay in ay gaadho kaalinta 17-aad. Iran ayaa la sheegay in ay ku bixinayso miisaaniyad milatari oo dhan US$ 5.5 bilyan difaaca, ciida mada iyo agabkooda san adka 2023. Marka laga reebo, dalka uu hogaamiyo Ebrahim Raeisi waxa lagu qiyaasaa in uu ururiyay 19 nooc oo ah gantaalada joogga hoose ku duula ee loo yaqaan cruise iyo gantaalaha ballistic-ga. Gudaha Iran, kooxo badan oo ka mid ah ciidamada qalabka sida ayaa hub ku haysta. Waxaa ka mid ah Ilaaladeeda Kacaanka Islaamiga ah oo askartoodu ay gaareyso 125,000 oo dheeraad ka ah dhammaan noocyada kale ee ciidamada.

Waxa kale oo ay Iran ku guulays atay in ay si huf an u maarayso malayshiyaad badan iyada oo la ja an-qaadaysa guud ahaan baahideeda ciidan, malee shiyaadkaas ayaa ku fidsan dalal kala duwan sida, Lebnan, Ciraaq, Yemen iyo meelo kale.

Iran waxay samaysay uruka Xisbullah ee ka daga alama Lubnaan kaas oo lagu tilmaamay inuu ka awo od badan yahay qaar badan oo ka mid ah milatariga caalamka.

Sanado badan oo cunaqabatayn ah, Iran waxay horumarisay warshad difaac qaran oo muhiim ah w axayna samay say horumar weyn oo ay ku noqonay so dawlad nukliyeer ah.Ciidankeeda hubaysan ayaa sidoo kale loo arkaa inay si gaar ah ugu xoogan yih iin dagaalka aan caadiga ahayn. Iran ayaa taageero farsamo iyo mid ciidanba siisay taliska Asad ee Suuriya iyo Xuutiyiinta Yemen.XIGASHO:-BBC


Israa’iil iyo Xamaas oo kordhiyay he shiiska xabad joojinta ah ee u dhax eeya

D/Qatar ayaa shaacisay in muddo laba maalmo od ah lagu kordhiyay heshiiskii kordhinayo xabbad joojinta bini’aadantinimo ee Marinka Gaza, taas oo u dhaxeeysay Xamaas iyo Israa’iiliyiinta.Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibadda Qatar Majed Al-Ansari ayaa sheegay in muddo laba maalm ood ah oo dheeri ah lagu daray xabad joojinta si gargaar loo gaarsiiyo dadka Reer Falastiin oo ay dagaallada saameey een.

Mareykanka Joe Biden uayaa la sheegay in uu la la hadlay ra’iisul wasaaraha Qatar iyo kan Israaiil taas oo keentay in xabad joojinta muddo dheeri ah la gu daro.

D/Masar ayaa horay u sheegtay in ay socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu kordhiyo xabad jooji ntii socotay afarta maalmood oo Dorraad ku ekeyd. Israel Xamaas iyo Maraykanka, oo ay dhexdhexaadi nayso Qatar, ayaa si firfircoon uga wada hadlaya su urtagaln imada in lagu kordhiyo xabbad joojinta 4 maalmood ah laba maalmood oo dheeraad ah.


Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Galgaduud

Ciidamada DFS oo kaashanaya kuwa dadka dee gaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa howl galo qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan koox da Al-shabaab ka sameeyay deegaano ku yaala bariga gobolka Galgaduud.

Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamada ay ku bartilmaa meedsadeen xarumo ay Al-Sha baab ku lahaayeen deega anka Ceel Xasan Cali oo dhanka koonfureed ka ga beegaan Magaalada Bud bud, islamarkaana la gu dilay lix ka mid ah kooxda Al-shabaab.

"Ciidamada ayaa waxaa u suurta gashay iney law ar eegan fariisimihii Khawaariijta halkaas qasaara xoo ggan lagu gàarsiiyay cadwaga iydoo 6 kamida mal eeshiyaadkii isla goobta lagu toogtay Saanad & Hub ciidan ey gacanta ku so dhigeen" ayaa lagu yiri qoraal kooban oo lagu baahisay warbaahinta Qar anka.

Saraakiisha hoggaamineysay ciida mada iskaash anaya ee howlgalkaan fuliyay waxay sidoo kale she egeen in wali ciidamada ay howlgallo ka wadaan dhulka howdka ah ee ku yaala deegaan ada dhaca bariga G/Galgaduud ayna sii wadayaan inta deega anada asi ka xureynayaan Al-shabaab ka ku sugan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip