
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 27-KA NOV. 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sh. oo magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha xasillinta arrimaha Rayidka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Md. Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi.
Ergeyga Xasilinta iyo Ilaalinta Rayi dka ayaa u xilsaaran xak ameynta qasa araha rayidka ah ee ku su gan deegaan nada ay ka socdaan howlgallada xoreynta dalka iyo Xasilintooda , waxa uuna Madaxweynuhu kula dar daarmay in uu si hagar la’aan ah ugu soo dhala alo masuuliyaddan adag ee ay ku jirto badbaada da iyo amniga dadka Sooma aliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud oo mudnaanta koowaad siinaya sidii deegaannada laga xoreeyey arga gixisada Alshabaab ay u heli lahaayeen maamul, xasillooni iyo adeegyo bulsho ayaa faray Hay’adaha dowladda iyo Talisyada Cii damada Qalabka Sida in ay si dhow waajibaadkii sa ugu gacan siiyaan Ergeyga Gaarka ah ee Xasi lli nta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayid ka.
RW Xamse oo u kuurgalay baaxadda dhibaat ada roobabka El-nino ee soo gaaray deegaa nnada Jubbaland
Ra’iisul XFS.Md Xamsa Cabdi Barre oo uu we helinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jub baland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee ay ku soo barac een dadka ay guryahoodii daadadku qaadeen iyo duleedka Yoontooy oo kamid ah meelaha ay daadadku xireen.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay burburka
ku yimid jidadka isku xira deegaannada iyo caqab adaha nololeed ee la soo gudboonaaday dadka deegaanka, waxa uuna sheegay in Jubbaland ay tahay dowlad-goboleedka ay dhibaatada ugu ballaaran ay ka soo gaartay roobabka daadadka wata ee El-nino.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa muujiyey sida uu uga muragaysan yahay xaala dda adag ee soo food-saartay kumannaan qoys oo ku dhibaataysan deegaannadan, kuwaas oo ay barakiciyeen daadadku, xoolihii iyo dalagyadii beerahana ay ka galaafteen, waxa uuna ugu baaq ay dadka Soomaaliyeed iyo hey’adaha gargaarka in ay u kacaan gurmad, si le eg baaxadda dhibaat adan.
R/Wasaaraha XFS ayaa ka digay xaalad caafi maad darro oo ka dhalata goobaha lagu bara kac ay, maadaama aysan haysan biyo nadiif ah, isla markaana ay halis ugu jiraan cudurrada ka dha sha biyaha, waxa uuna faray Hey’adaha Heer Federaal ee gurmadka iyo adeegyada bulshada in ay dardar-geliyaan doorkooda ku aaddan samat abixinta dadkeenna Soomaaliyeed.
RWasaaraha ayaa waxaa kormeerka ku wehe linayey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhiba anno iyo masuuliyiin ka tirsan Dowlad-gobole edka Jubbaland.
UK oo sheegtay iney hala arrin ka taageereyso Golaha shacabka Somalia
Guddoomiyaha Golaha Shacanka BJFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa Shalay ku qaabilay Safiirka D/Ingriiska Amb. Mike Nithavrianakis. Kulanka G/Golaha Sha cabka iyo Danjiraha ayaa looga hadlay sidii Baarl amaanada Soomaaliya iyo Ingriiska u yeelan lahaayeen xiriir wadashaqeyn.
Waxaa uu sidoo kale danjiraha xusay in UK ay diyaar u tahay in Baarla maanka Soomaaliya ay ka taageerto dhameyst irka Dastuurka KMG ah oo ay kalfadhigaan lab ada aqal ka shaqeyn doonaan.Guddoomiyaha oo boggaadiyay dadaalka iyo taageer ada Do wladda Ingiriiska ay siiso Soom aaliya, ayaa til aamay in dalka ku talaabsanaayo horumaro kala duwan, oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo in meel wanagsan uu maraayo dag aalka lag ula jiro al-shabaab.
Cali Guudlaawe oo Muqdisho soo gaaray iyo soo dhoweyntiisa oo..
Madaxweynaha dowladda Hirshabelle Md Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaamin ayo ayaa Shalay si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.
Madaxweynaha waxaa soo dhowe ynt iisa saf dheer u galay Wasiiro, Xidhi baanad a Labada Aqal ee Baarlama anka Federaalka So omaaliya, Qaar ka mid ah Xubnaha Labada Gole ee Dow ladda Hirshabeelle, qeybaha bulshada iyo Masuuliyiin kale.
Madaxweynaha ayaa ka warbixiyay xaaladaha guud ee Hirshabeelle gaar ahaan arrimaha amn iga, howgalada lagu baacsanayo kooxda khawaa rijta ah ee ka socda deegaanada Hirshabe elle, arrimaha nabadeynta iyo saame ynta deegaana da Hirshabeelle uu ku yeeshay roobabka iyo fata haadaha wabiga shabeelle.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay inuu booqday furimaha hore ee daga alka si uu dhiirigeliyo ciida nkeenna geesiyaasha ah ee har iyo habeenba u taagan baabi’inta cadowga shacabka Soomaali yeed isagoo intaa ku daray inay wadaan abaabul dhowaan loo ruqaansan doono xoreynta deegaan ada galbeedka Hirshabeelle.
Madaxweynaha xusay in saameyn aad u da ran ay u geeysteen roobabka iyo fatahaadaha wa biga shabeelle degmooyinka Beledweyne, Buulo-burde, Jalalqsi, Mahadaay iyo Jowhar isagoo adk eeyay inay ugu daran tahay Magaalada Beledwe yne oo dadkii deganaa ay ka barakaceen waxa uu na shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay caa wiyaan dadka ay saameeyeen roobabka iyo Fat ahaadaha.
Hay’adda Duulista Rayidka Sooma aliyeed oo markii u horreysay bixi say shahadaada Amni ga diyaar adaha
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (H DRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Air lines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dal ka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Sec urity Programe) , kaddib markii ay shirkadda buuxi say dhammaan shuruudihii looga baahnaa.
Maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayid ka Soomaaliyeed
, Md. Axmed Macallin Xasan ayaa shahaadada ku wareejiyaymaamullaha Freedom Airlines ee Soomaaliya, M. Mukhtar Xaamud.
"halay waxay noqo naysa Freedom Airlines, markii u horreysay ee shahaa dadan lagu guddoonsiinayo,kaddib markii la mariyay nidaamka barnaamij yada amniga hawl-wadeen nada diyaaradaha si waafaqsan bar naamijka amniga duulista rayidka qaranka, taasoo ay ka soo shaqayeen saraaki isha xafiiska amniga iyo fududaynta duulimaadka ee hay’adda Duulista Rayi dka Soomaaliyeed.” ayuu yiri maareey aha guud HDRS, Mudane Axmed Macallin.
Shirkadda duulimaadyada Freedom Airline, oo noqonaysa shirkaddii u horr eysay ee la siiyay shahadada amniga, ayaa sidoo kale horey u aha yd shirkaddii u horreysay ee qaadatay taargada duulimaadka Soomaaliya ee SIX OSCER (6O), bishii Ferbruary ee sannadkii 2021.
Hoggaamiyaha ciidanka difaaca dad weynaha oo digniin culus u diray dadka ku nool deegaa nada Al-shabaab
Hoggaamiyaha guud ee ciidamada difaaca d adweynaha ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ahna madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka taliyaan kooxda Al-shabaab.
U qeybsanaha xafiiska mada xweynaha Soomaaliya ee arr imaha ciidanka Difaaca dadwe ynaha ee loo yaqaano Macawis leyda Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in meelaha ay ku sugan yihiin Al-sha baab laga fulin doono weeraro nooc kasta leh, isl amarkaana loo baahan yahay in dadka isaga soo tagaan deegaanada ay joogaan Al-shabaab.
"Qof kasta oo ku nool meel Shabaab joogo, wa xaan ula dhaqmi doonaa sidii Shabaab, waa la i duqeeyey ma dhihi kartaan, cid inka dhageysa doontana ma jirto, ka fogaada oo lafihiina ka cey nsada, nooma kala soocna Shabaab iyo wixii la nool" ayuu yiri hoggaamiyaha ciidanka Macawiisl eeyda Cali Jeyte.
Wuxuu sidoo kale digniin gaar ah u diray dad ka degan inta u dhaxeysa magaalooyinka Baledw eyne iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan oo uu she egay iney wali intooda badan ka amar qaataan kooxda Al-shabaab.
"War waa idiin digayaa, hadii aad doontaan ha la dagaalimina ee ka foga ada nimankaas, waxa ana ku dhaara nayaa ninkii Shabaab la jooga ka ma reebi doono waa noola mid, Shabaab warkiisa waxaan ku soo koobayaa waxay horay u gashad een kabaha iyo surwaalkooda, ana waxaan ka da ba wataa Feynuus" ayuu yiri u qeybsan aha xafiis ka madaxweynaha ee arrima ha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan.
Hadalkaan kasoo yeeray Cali Jeyte Cismaan ayaa kusoo beegmaya, iya doo mudooyinkii lasoo dhaafay uu gaa bis xoog leh ku yimid howlgalada ka dhanka ahaa kooxda Al-shabaab ee ka socday inta badan gobolada dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada iyo sanatarr ada Aqalka Sare
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh. oo Xarunta Aqalka Sare kaga qe yb-galay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada, sanatarra da&guddoomi yeyaash guddi-hoosaadyada
muujiyey howlkarnimada dheeraadka ah, inta lag u guda jiray kalfadhigii 3-aad ayaa ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay qabteen, isagoo tilm aamay in arrinkan uu tusaale u yahay Hay’adaha kale ee dowladda.Madaxweyne Xasan Sh. Max amuud ”waxaa muhiim ah in qofkii ku fiicnaa ila alinta shaqada iyo gudashada waaji baadka qaran ka uu ka duwanaado dad kale”
Wararkii ugu danbeeyay Mas’uul Shalay lagu dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa barqadii Shalay waxa ay xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee G/ Banaadir ku dileen mas’uul ka tirsan Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Dad ayaa waxa ay ku warrame en in mas’uulka oo lagu magacaa bi jiray Maxamed Yuusuf ay dab ley hubeysan oo watay Bastoola do ay ku dhex dileen hoygiisa, isa go ona Marxuumka u geeriyooday rasaas ka haleeshay qeybaha sare ee jirkiisa.
Wararka ayaa intaas kusii daraya in falka ka dib ay goobta ka baxsadeen kooxihii hubeys naa ee falkaasi khaarijinta ahaa geystay, ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka degmada Dharkeenley ayaa tagay guriga uu dilka ka dhacay, kadibna qa aday Meydka.
Dhinaca kale Wasiirka W/Haweenka & Xuquuq ul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka tacsiyeeys ay geerida Marxuum Maxam ed Yuusuf oo kamid ahaa shaqaalaha Wasaaraddaasi.
Maxamed Yuusuf ayaa ahaa Sawir-qaade ka tir san Haweenka iyo Xuquu qul Insaanka XFS. M.M uqdisho ayaa waxaa horey uga dhacay dilal loo geystay mas’uuliyiin, Askar iyo dad shacab ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh : Waxaan ku laab an doonaa furimaha dagaa lka si aan u sii hog gaa miyo howlga lka dalka looga xorayn ayo khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Md. Xas an Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda soomaaliya ay ka go’antahay in dalka guud ahaan laga xoreeyo khawaarijt,waxa uu sheegay Mada xwe ynaha in soomaaliya oo an laga sifeeyn kha waarijta aan la gaari kari amni iyo xasilooni
Madaxweyna Xasan oo hadal ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Barlamaanka Soomaali ya ayaa sheegay in uu dhawaan ku laaban doono furimaha dagaalka si loo sii dard argaliyo howlgallada dalka looga xoreynayo khaw aarijta
"Waxaan ku laaban doonaa furim aha dagaal ka si aan u sii hogaamiyo howlgalka dalka looga x oraynayo khawaarijta” MWeyne Xasan Sh.
Wuxuuna hadlakiisa sii raaciyay in cadawga um madda soomaliyeed ay yihiin khawaarijta oo b anneeystay dhiigooda iyo hantidooda intaba,ayna waajib tahay in guud ahaan dalka laga sifeeyo,si dalka uu u gaaro hormarwaara.
Ciidanka geesiyasha Qaranka ayuu Madaxwe ynuhu ku bogaadiyay dagaal ka naf hurnimada leh ay ku jiraan, isagoona faray in lasii laba jibaa ro how lgallada ka dhanka ah khawaarijta si inta dhiban looga xoreyo dalka.
Madaxweynaha ayaa Dorraad Baarlamaanka ka hor jeediyay khudbad dhinacyo badan taabane yso,oo ay kamid ahayd gulufka dagaal ee dowla ddu ku qaaday kooxaha khawaarijta kaas oo guul weyn laga gaadhay iyo dhameeystirka Dastuurka J/Federaalka Soomaaliya.
Danjire Jabriil Ibaraahim Cabdule ” Safiir Tars an shaqo fiican ayuu qab tay,aniga halk aas ay aan ka sii wada yaa Insha Alalah”
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa Shalay Muqdisho ugu samee yay Munaasabad sagootin ahayd Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Kenya Md Jabriil Ibraahim Cabdulle kaasoo dhawaan Mada xweyne Xasan uu ku badalay Safiirkii hore Maxa muud Axmed Nuur Tarsan. Mubaasabada oo uu soo qaban qaabiyay Xil dhibaan Yaasiin Fareey ay a ka dhacday gudahaGaroonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaa lada Muqdisho.
Kulanka waxaa hadalo guubaabo iyo sagootin ah ka jeediyay masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Maxam ed Barre Maxamuud , Wasiir Ku xigeenka Wasaar adda Arrimaha Dibedda Soo maaliya Isaaq Ma xamuud Mursal iyo Wasiir Ku Xigeenka Caafima adka Dr Maxamed Xasan Maxamed Bulaale iya goo kula dardaarmay safiirka cusub inuu sii wado dadaalka iyo shaqada hortaalo iyagoo u rajeeyay inuu alle u fududeeyo.
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Di bedda Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal ayaa kulanka ka sheegay in Danjire Tarsan shaqo wa naagsan uu qabtay intii uu xilkaasi hayay isagoo na Danjiraha cusub u raje eyay inuu halkaas ka sii wado shaqada Safaarada Kenya.
Safiirka cusub Jabriil Ibraahim Cabd ulle.oo gu naanadka munaasabada hadal ka jeediyay ayaa am nay una qiray Safiirkii hore Maxamuud Axm ed Nuur Tarsan inuu shaqo wanaagsan ka qab tay Safaar ada. "Safiir Tarsan shaqo fiican ayuu qabtay, aniga na halkaas ayaan ka sii wadayaa Insha Alalah” ayuu yiri Safiirka cusub
Dhanka kale Safiir Jibriil Ibraahim Cabdulle ay aawuxuu uga mahad celiyay dhamaan kasoo qeybgal ayaasha sagootinta ay u sameeyeen sida Xildhibaanada iyo Wasiirada.
Beledweyne oo seddax Carruur ah ay Gaajo ugu geeriyoodeen
Mayarka M/Beledweyne ee xarunta G/ Hiira an Nadar Tabaax ayaa shegtay in xaafadda Buu ndaweyn ay seddax Carruur ah ay Gaajo ugu gee riyoodeen,kadib markii ay ku go’domeen halkaasi.
Duqa M/Beledweyne oo la hadashay warabaah inta Qar anka ayaa sidoo kale sheeg tay in xaalad adag oo dhan ka nolosha ah ay ka jirto M/ Beled weyne kadib sameynta ka dhalatay fatahaada wabig a,waxa ayna hay’adaha gargaarka ugu baaqaday in gurmad deg deg ah ay lasoo garaan Qoysaska ay fatahaadu sameeysay.
Sidoo kale waxa ay sheegtay in wali xafadaha qaar ay jiraan dad shacab ah oo ku go’doonsan, kuwaa oo halkaa ku wajahayo xaalado bini’aadanimo aad u liidato.
Nadar Tabaax ayaa sheegtay in hay’adda SO DMA Magaalada Beledw eyne gaarsiisay saddax diyaaradooda oo gargaar sida,balsa sidaa ay She egtay wali kaalma intaa ka badan ay u baahan yihin Shacabka Magaalada Beledweyne oo inta badan ka barakacay xaafadaha magaalad
aasi. Roobka deyrta oo ka curta dalka iyo fatah aada wabiga ayaa sameeyn xooggan ku yeeshay kum manaan sha cab ah kuwaa oo ka barakacay xafa da hoodii,una baahan xiligaagurmad
DFSa ayaa dhankeeda wadda dadaallo loogu gurmanay dadka ay Roobabka iyo fatahaadu sa meeysay,iydoo meelaha qaar la gaarsiiyo gurmad kala duwan.
Masuuliyiin Dowlada ka tirsan oo Shalay ka qeybgalay Munaasabad qalin jabin Jaamc adeed
Masuuliyiin ka kala socday Xukuumada Soom aaliya iyo Maamulka G/Banaadir ayaa Shalay ka qeybgalay xaflad ay qalin jabinayeen boqolaal ardey oo ka tirsan Jaamacada
SIU ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale marti sharaf dhanka waxbarashada ah ayaa ka soo qe ybg alay kuwaasoo dhamanto od hadalo dhiiri ge lin ah ka jeediyeen xaflada ar deyda Soomaliyeed farxadoodu loola qeybsan ayay.
Masuuliyiinta Shalay munaasabada ka qeybga shay waxaa ka mida Gudoom iyaha Maamulka Gobolka Banadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf xu seen Jimca ale (Madaale) iyo Wasiir ku-xigeen ka Warfaafinta XFS Mudane Cabdirax maan Yuus uf Al-Cadaala.
Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Guddo omiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamu lka G/Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh). Munaasabada Shalay waxaa ku qalinja binayay 633-ardey kuwaasoo dhameystay waxba rashadooda jaamac adeed ee heerka koowaad ga ar ahaandufcadii 8-aad ee Jaamacada S.I.U.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sharax aad ka bixiyay faa’iidada ay leedahay waxbarasha da isagoona kuwa hada dhameystay aqoontooda u ga sii faa’iideeyaan jiilka ka danbeeya.
Soomaalida South Africa oo loo soo Bandhi gay Fursad Ganacsi ay ka sameeynsan karaan Dalka Zimbabwe
Ganacsato Soomaaliyeed oo Habeen hore kul an la qaatay Duqa M/Bulawayo, Mayor David Colta rt iyo dhigiisa ma gaalada Johann es burg Mayor Kabelo Gwama nda.Caasimada gana csi ga ee magaalada Johan nesburg, waxaa safar shaqo oo sadex cisho ah ku joogaa Duqa maga alada Bulawayo ee dalkaZimbabwe.
Booqashada Duqa Bulawayo ayaa la xiriirta sidii uu u xoojin lahaa xiriirka uu la leeyahay Jaal iyadda kasoo jeeda deegaankiisaa ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika, iyo sidu u dhiirigelin lahaa Jaaliyadaha kale ee Afrikaanka oo ay soomaalida kamid tahay si ay oga qeyb qaadan lahayeen horum arinta deegaankiisa.
Kulanka kowaad oo is-xogwaraysi ahaa kadib, ayay ganacsatada Soomaa liyeed waxay ku weh elinayeen Duqa martida ah, kulan casho sharaf ah, oo uu soo agaasimay Duqa Mag aalada Joh annesburg. Mayor Kabelo Gwamanda.
Dalka Zimbabwe waa dal xasiloon, marti-gelint ana ku haboon, diyaarna u ah maal-gashi shishe eye, waxaana jira fursado badan oo ay ka faa’iida ysan karaan ganacsatadeena Soomaaliyeed ee ku dhaqan Koonfur Afrika, gaar ahaan kuwa ka g anacsada Cuntada, ama milkiilayaasha wax-soo-saarkaleh.
Xalay ayaa la filayaa in Mayor ka Bulawayo iyo wafdigiista ay kulan la qaadan doonaan ganacsa to iyo odayaasha Jaaliyadda oo uu horkacaayo Gudoomiye Cabdulllahi Fahiye Cabdi si soomaal ida ay ugu faaideeysato fursadaha ganacsi ee y aala dalka Zimbabwe
. Omar kiyow Johannes burg
Hay'adda SODMA oo shaacisay in tirada dadka ku dhintay daadadka iyo fatahaadaha sii korortay
Waxaa sii kordhaya marba marka ka dambeysa tirada dhimashada ay geysanayaan daadadka iyo fataahad aha is bar bar socda ee ku dhuftay qaar ka mid ah gobolada dalka.
Guddoomiyaha hay'adda maarey nta iyo masiibooyinka qaranka Soo maa liyeed ee SODMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xaqiijiyay in tirada dadka ku dhintay daadadka iyo fatahaadaha wabiyada Jubba iyo Shabeelle iney gaartay 96 ruux.
Wuxuu sidoo kale sheegay guddoo miyaha SODMA in daadadka iyo fatah aadaha ku dhuftay inta badan gobolada dalka iney ku barakaceen dad gaaraya 2.3 Milyan oo ruux.
Hay'adda maareynta ayaa sidoo kale sheegtay in xoolo gaaraya afar kun oo neef lagu waayay fatahaada, islamarkaana hantida ku khasaartay ay gaareyso 136,045 oo isugu jira guryo, gawaari iyo alaabo kale. Ugu dambeyntii kumanaan Soo maali ah oo ay saameyeen fataahad aha iyo daa dadka ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ay aa haatan wajahaya xaaalado bani'aadanimo oo aad u daran.
K/Galbeed oo sheegtay inay soo weerareen Haramcad ka baxay Muqdisho
Guddoomiyaha G/Sh/Hoose Maxamed Barre ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal Shalay ciidamo ka tirs an booliska gobolka Banaadir iyo kuwa K/Galbeed ku dhex maray deegaanka Jaziira ee gobolka Shabeellada Hoose.
Guddoomiye Maxamed Barre oo Xalay shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan booliska gaarka ah ee Haramcad ay weerar toos ah ku soo qaadeen askar ka tirsan booliska K/Ga lbeed oo joogay goob lagu canshuuro gaadiidka.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in ciidamada K/ al beed aysan sameyn wax iska caabin ah, ma ad aama horay loo siiyey amar ah inay isaga baxaan goobtii lagu soo weeraro.
Wuxuu sheegay in ciidanka Haramcad ay halk aas ku dilay hal askari, hal kalena ay ku dhaawa ceen, ciidamada Koonfur Galbeed ayaa xiliga la weeraray ku sugnaa kastam canshuurta lagu qaado oo K/Galbeed ay ku leedahay deegaanka Jaziira.
Ciidanka weerarkaas fuliyey ayaa la sheegay inay ka baxeen Muqdisho, isla markaana ay dib ugu soo laabteen howlgalkaas kadib, maamulka K/Galb eed ayaa falkaan uga dacwoo day maxka madda ciidamada sida uu Xalay sheegay guddo omiye Maxamed Barre.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Dorraad ay la shireen saraakiisha booliska gobolka Banaadir, is la markaa na ay ka codsadeen in lagu ixtiraamo masuuliyadda iyo shaqada ay ka hayaan dee gaanka Jaziira, balse wux uu sheegay in falkaan uu Shalay dhac ay oo ay la yaabeen weerarkaan.
Ugu dambeyntii guddoomiye Maxamed Barre wuxuu sheegay in K/Galbeed aysan cidna uga wa aba doonin masuuliyadda maamul ee oa saaran deegaanka Jaziira oo maamulka gobolka Banaadir uu quud-dareynayo.
Baarlamanka Puntland oo qaaday tallaabo wiiqday qorshihii madaxweyne Deni
Golaha Wakiilada Dowlad-gobole edka Punt land ayaa Shalay iskugu yimid fadhigoodii caadi ga ahaa, kadib markii uu maalintii Khamiistii uu buuq xooggan hareeyay fadhiigoodii. Guddoo miyaha Golaha Wakiillada Cabdira shiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shalay shir-guddoom iyey fadhiga 11-aad ee kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dowlad-gobole edka Puntland.
Fadhiga Shalay ayaa wax aa soo xaadiray 48 mudane, waxaana looga hadlay arrim aha siyaasadda iyo amniga maamulka. Sidoo kale waxaa Shalay la hakiyay xeerka doorashooyinka ee uu gadaal ka riixayo madaxweyne Saciid Deni.
Sida qorshaha uu ahaa fadhiga Shalay ayaa lagu waday in looga doodo wax-ka-bedelka Xeer ka doora shooyinka Puntland, hase yeeshee gudd iga loo xilsaarey xeerka doorasho oyinka ayaa soo jeediyey in la hakiyo xeerkaas, maadaama waxyeelo u geysan karo amniga, taasi oo keentey in afhayeenkii baarlamaanka uu bana anka uga baxo shirka.
Soo jeedinta guddiga ayaa waxaa u codeeyay illaa 34 Xildhibaan.
Fadhiga oo qaatay wakhti dheer ayaa la isla qaatay in Xildhibaannada dib loogu soo wargeliyo fadhiga dambe, si loo dhammeystiro shaqooyinka Golaha horyaal maalmaha soo socda.
Inkasta oo shir-guddoonka baarlama anka Pun tland la fahamsan yahay inuu la dhacsan yahay xeerka doorasho oyinka, ayaa waxay xildhibaano badan qabaan in aan wax go’aan ah la soo saarin illaa inta ay socoto waan-waanta mucaaradka iyo Deni, taasi oo hadda ay waddaan Isimmada SSC-Khaatumo.
Isimada SSC ee hadda waan-waanta u yimid Garoowe ayaa sheegay in meel wanaagsan wax u marayaan, islamarkaana ay la kumeen xuku umadda Deni, dallada mucaar adka, xisabiyada xukuumadda taageer san iyo bulshada rayidka ah.
Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online, shir-guddoonka oo Dorraad Madaxtooyad a kula shiray madaxweyne Saciid Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash ayaa waxay la wad aageen sida meel-marinta qorshahaan u adag yahay, gaar ahaan marka la eego xeer-hoosaad ka baarlamaanka in la meel-mariyo xeerka door ashada, ee uu gadaal ka riixayo madaxweyne Saciid Deni.
Dhinacyada ayaa ku ballamay in hadda xaala dda la dejiyo, islamarkaana la sameeyo sidii wax lagu socodsiin karo, xilli laga cabsi qabo in xiisadda ay markale isku rogto gacan ka hadal ka dhaca Garoowe.
Mucaaradka iyo maamulka Deni ayaa isku-mari la’ nooca doorasho ee maamulkaasi, iyada oo mucaaradka uu rabo inay ku qabsoomto hanaankii hore ee ku yimaadeen madaxda hadda joogta, halka Deni uu rabo taasi beddelkeeda.
Arrintan ayaa sidoo kale keentay inay shacab fara badan ka baracakaan guryahooda, iyaga oo ka cabsi qaba in mar kale uu dagaal culus ka dhaco halkaasi.
Si kastaba, dhinacyada isku haya arrimaha doorashooyinka Puntland ayaa loogu baaqay inay iskugu yimaad an miiska wada-hadalka, ayada oo beesha caalamka ka digtay rabshado kale oo ka dhaca Garoowe, uguna baaqday in wax weliba lagu dhamme eyo wada-hadal iyo deganaan.
"Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo loo haysto rabshad ama hanjabaad xoog. Cabashada waa in lagu dham meeyaa si nabad ah oo loo marayo wada hadal. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay khilaa fkooda ku xalliyaan qaab nabadee,” ayaa lagu yiri farriinta xubnaha beesha caalamka. "Waxaan si dhow ula soconaa xaala d da, waxaana ku baaqaynaa in si deg-deg ah loo dejiyo xiisadda iyo wada hadallo degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda siyaasadda iyo kuwa kale ee deegaanka.”
RW Netanyahu oo booqday ciidanki isa ku sugan Magaalada Gaza
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netany ahu, ayaa goobaha ay joogaan ciidanadi isa ee magaalada Qaza xilli lagu jiro maalinkii saddexaad ee xabad joojinta X amaas miyo Israel
Netanyahu oo xirnaa koofiyada iyo jaakada rasaasta celisa ayaa kula hadlay halkaas askar, wuxuuna booqday mid ka mid ah godad dhulka hoostiisa mara oo ay laheyd Xamaas sida ay sheegeen saraakiisha Yuhu uda.
"Waxaan u joognaa Qaza annaga iyo dagaaly ahannadayada geesiyaasha ah, waxaan samey neynaa dadaal kasta oo aan ku soo celiney no dadka nalaga afduubtay, ugu dambeyntiina waan soo celin doonnaa dhammaan” ayuu yiri Netan yahu.
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanya hu ayaa sheegay in dagaalka ay la leeyihiin dhowr ujeedo.
"Saddex hadaf ayaan ka leenahay dagaalkan: baabi’inta Xamaas, soo celinta dhammaan dadka nalaga afduubay iyo in la hubiyo in Qaza aysan markale khatar ku noqonin Dawladda Israa’iil.” ayuu yiri
Tani waxay kusoo aadaysaa iyadoo maxaabiis isdhaafisigii saddexaad uu hadda dhacay kaas oo ay labada dhinacba xaqiijiyeen inay maxaabista iyo la haystayaashu gaareen gacanta Guddiga caalamiga ah ee bisha cas.
Xukun Lagu Riday Madixii Baadda Shabaab Uga Wakiil Ka Ahaa Deegaa na Ka Tirsan Galmudug
Xaashi Garaad Cali Caalin (Yaxye) ayaa lagu soo eedeeyay in uu mal eeshiyada Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Lacaga ha baadda ah.
Waxa uu Maleeshiyada Alsh aabab ku biiray 2013kii, isaga oo u qaabilsanaa Maaliyadda Mudug iyo Galgaduud kana holwgali jiray Xarar dheere, Joowle Caad iyo Bacaadweyn.
Waxa laga soo qabtay deeganka Baraak Ciise ee gobolka Mudug Todobadii bisha July ee san adkan.
Xaashi iyo dhagar qabe kale oo la socday ay aa watay laba qori Ak47 ah iyo mooto Fikon waxa ayna ka yimaadeen Baraak Ciise ee u dhow de eganka Bacaadweyn, balse dhagar qabihii kale ayaa goobta ku geeriyooday ka dib markii ay ciid anka la dagaalameen halka Xaashi uu isna goo bta ku dhaawacmay.
Waxa uu mushaar ahaan u qaadan jiray 150-200$ bishii.
Baaris dheer kadib Xafiiska Xeer Ilaalinta Ma xkamadda Ciidmada ayaa codsaday mudaynta kiiskan waxaana laga ogolaaday Labatankii bish aan.
Garsoorka Maxkamadda Ciidamada oo waqti ku filan siisay dhinacyada dacwadda ayaa ugu da mbayn Shalay ku Xukumay, Xaashi Garaad Cali Caalin (Yaxye) 10 Sano oo Xabsi ciidan ah. Sida uu warbaahinta u sheegay Garsoore G/le Ma xamed Abdi Muumin oo ka tirsan Garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad Ee CQS
Isimada SSC-Khaatumo oo rajo wan aagsan ka muujiyay in xal laga gaar ayo khilaafka doorashada Puntland
Isimada SSC-Khaatumo ayaa sheegay inay ku guulaysteen in ay xaqiijiyaan nabad galyada m agaalada Garowe, iyo kala durkiyeen ciidamada maamulka iyo kuwa mucaaradka, kuwaas oo is horfadhiyay.
Iyagoo warbaahinta ku la hadlayay magaal ada Garowe, ayay shee geen inay meesha ka saareen welwelkii laga muujinayay in dagaal ka dhaco Gar owe. Isimadu waxay sheegeen in dhina cyada is haya ay la qaateen dedaalada nabadeed ee ay Garowe ka wadaan. Waxay sheegeen in dadku dib ugusoo laabanayaan Garowe, dibna ay u furm een dugsiyadii ku xirmay xiisadaha magaalada ka jiray.
Waxay sheegeen inay u gudbayaan wajiga la baad ee arrimaha siyaasada iyo xallinta khilaafka ka taagan doora shada. Iyagoo rajo wanaagsan ka muuji yay in xal la gaaridoono.
Dhinaca kale, baarlamaanka Puntla nd oo Shalay kulan leh ayaan la filay nin inuu ka doodo xeerka doorasho oyinka ee wax ka beddelka lagu samee yay, ka dib markii uu todobaadkii hore uu khilaaf ka dhashay. Warar aan helnay waxay sh eegay aan in dib loo dhigo ka doodistiisa, si furs ad dedaalada naba deed ee socda.
XAGGEE KU DAMBEEYAY XAALKA AABB IHII QOYSKIISA KU WAAYAY DAADADKA?
Daadadka Soomaaliya
Maxamed Sheekh Xuseen Maxamed oo ah Aabbe deggan meel u dhow xery aha barakaca yaasha magaalada Kisma ayo ayaa Dorraad aad u qabsaday bara ha bulshada, kadib markii uu kasoo muuqday muuqaal isagoo ilmeynaya kana murugeysan qoyskiisa oo uu ku waayay daadadka.
Ninkan ayaa sheegay inuu u maleyn ayo in xaaskiisa iyo carruurtiisa oo uu dhalay ay daa dadku qaadeen, kuwaa soo markii isugu war dam beysay isaga ka baxsanayay daadadka oo ku fatahay deegaankooda.
"Waxaan ogaa inay ka baxeen Koban, meel ay ku dambeeyaan ma aqaan," ayuu yiri.
"Xaggeen ka raadshaa meel aan u maro maba lahan," ayuu intaa sii raaciyay isagoo ilmeynaya.
Shalay ayay BBC-da la hadashay Maxamed, wuxuuna sheegay inuu helay war ah in qoyska haatan ay ku sugan yihiin meel u dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, balse uus an xaqiijin karin.
"Meel Koban la yiraahdo oo Jilib agteeda ayay sii marayeen markaan ogaa, biyaha ayaa laga ka la cararayay dad badan ayaana la socday oo keligood ma ahayn," ayuu yiri.
"Biyihii koowaad ayaa la dhaafiyay iyagoo tuul adaas joogta ayaan ogaa, kadibna biyo xoog leh ayay sii dhex mareen kuwaas baan u heystay in ay qaadeen," ayuu intaa sii raaciyay.
Maxamed ayaa sheegay in in ka badan 10 casho ay kala maqnaayeen qoys kiisa.
Haatan wuxuu ku sugan yahay meel la yira ahdo Luglaawe oo Kismaayo u dhow, wuxuuna sheegay inuu raadin doono qoyskiisa marka uu helo waddo uu usii maro. "Carruurtu saddex ayay ahaayeen. Nin aan is naqaannay ayaa iisoo tabiy ay in la helay, laakiin ma aqaanno inay run iyo been mid tahay,"
Maxamed ayaa isagu la cararay riyo uu lahaa oo uu daadadka ka badbaadina yay halka xaaski isa iyo carruurtuna ay isa sii raaceen "Hadda xitaa ayaga kama war hayo, laakiin markay ii suurto gasho waan raadin doonaa, "XIGASHO:-BBC
CPJ oo shaacisay tirada Saxafiyiinta ee lagu dilay colaadda ka taagan Bar iga Dhexe
Guddiga Diraaca Saxafiyiinta ee CPJ ayaa sheegay in tirada Saxafiyiinta iyo Shaqaalaha Warbaahinta ee la dilay ay korortay, tan iyo mar kii ay colaadda dib uga soo dhex cusboonaatay Israel iyo Falastiiniyiinta.
Guddiga ayaa sheeg ay in 57 Wariye iyo Shaqaale Warbaahineed la dilay, wixii ka dambeeyay 7-dii bishii October. "7-dii October illaa 25-kii November tirada Saxafiy iinta iyo Shaqaalaha Warbaahinta ee la dilay ayaa gaaraya 57 qof.” Ayuu Guddiga CPJ ku sheegay warsaxafadeed ay Habeen hore soo saareen.
"50 ayaa u dhashay Falastiin, 4 waxay u dhashe en Israel, halka 3-da kalena ay Lubnaan u dhashe en.” Ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.
CPJ ayaa intaasi ku dartay in ugu yaraan 11 Saxafi la dhaawacay, saddex la la’yahay iyo 19 kale oo la xiray.
"CPJ waxay baareysaa dhammaan warbixina da Saxafiyiinta iyo Shaqaalaha Warbaahinta ee la gu dilay, laguna dhaawacay amaba lagu waayay dagaalka.” Ayaa lagu yiri warsaxaafa deedka CPJ.Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay "Waa bishii ugu dhima shada badneyd ee Saxafiyiin la dilo, tan iyo markii CPJ ay bilo wday uruurinta xogta, sanadkii 1992-kii.”
CPJ ayaa 7-dii October u aqoonsatay maalintii u gu dhimashada badneyd ee Saxafiyiinta, mark aas oo ay sheegtay in dagaalka lagu dilay 6 Sax afi.
Qatar oo bilowday dedaal lagu kordh inayo xil iga xabad joojinta Xamaas & Israel
Qatar ayaa sheegtay iney rajaynayso in la kor dhiyo xabbad joojinta Israel iyo Xamaas oo lagu heshiiyey afar maalmood. Afhayeenka Wasaarad da arrimaha dibadda Qatar Majed Al-Ansari ayaa sheegay iney wadaan dedaalo lagu kordhinayo mudada xabad joojinta si loo sii daayo maxaabiis dheeraad ah gargaarkana loo badiyo.
"Waxaan rajaynaynaa kordhi nta mudada heshiiskan afarta maalmood ah, sidaas darteed waa inaan si dhab ah uga dood no inta ka harsan la haystayaa sha,” ayuu yiri.
Al-Ansaari ayaa sheegay inuu sii wadayo la shaqeynta madaxda sare ee Qatar si wax looga qabto tabashoo yinka ka imaanaya labada dhinac ee iska horimaadka u dhexeeya ee la xiriira dha qan gelinta heshiiska.
"Dhexdhexaadinta noocan ah, waxaad mar wa lba heli doontaa labada dhinac oo sheegaya in dhinaca kale uusan u hoggaansamin heshiiskii,” ay uu yiri Al-Ansari oo intaas ku daray in aanu xaq iijin karin in dad Maraykan ah la sii dayn doono maalinta saddexaad ee xabbad joojinta.
"Liiska waxaa la keenaa maalin kasta. Hadda wa xaan fileynaa liiska maalintii saddexaad. Nasiib da rro, ma ogaan karno cidda ku jiri doonta liiskaas ka hor,” ayuu yiri.
Afhayeenka wasaaradda ayaa sidoo kale shee gay in Qatar ay la shaqeyneyso saaxiibada Mas ar, Mareykanka, iyo labada dhinac ee iska hori maadka u dhexeeya si loo xaqiijiyo tirada lagu heshiiyey ee baabuurta xamuulka ah ee gargaa rka ah in loo ogolaado Gaza.
Xamaas & Israa’iil oo markale Maxa abiis isweydaarsaday
13 Isra’iiliyiin ah iyo afar muwaadin oo u dha shay Thailand ayaa Shalay oo Axad ah gaaray Is rael, kaddib markii ay Habeen hore sii daayeen Xamaas oo afduub ugu heystay Gaza.
Israel ayaa dhankeeda sii deysay 39 Falastii niyiin ah oo ku jiray xa bsi yadeeda, kuwaas oo iya guna Shalay aro ortii hore gaaray Daan ta Galbe ed. Sii dey nta tobnaanka qof ee la bada dhinac ayaa qeyb ka ah heshiis xabad-jo ohin afar maalin ah oo ay gaareen Israel iyo Xam as, heshiiskaasi oo ay dhexdhexaadiyeen Mareyk anka, Qatar iyo Masar.
Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen mill atariga iyo waaxda amniga gudaha Israel ayaa lagu sheegay, in Isra’iiliyiinta lasoo daayay loo qa aday isbitaallada si loogu sameeyo baaritaan caaf imaad, kaddibna ay la midoobi doonaan qoys askooda.
Dhanka Ramallah, sida ay ku warrantay wa kaaladda wararka ee AP, boqollaal qof ayaa soo dhaweeyay bas weyn oo uu leeyahay Guddiga Caala miga ah ee Laanqeerta Cas oo waday Fa lastiiniyiinta laga soo daayay xabsiyada Israel Ha been hore. Wakaaladda wararka Reueters ayaa iy aduna sheegtay in 33 ka mid ah 39-ka lasoo daa yay ay carruur yihiin.
Shalay oo Axad ah iyo berri oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in la dhameystiro sii deynta dadka ay kala heystaan labaa dhinac. Heshiiska xabbad joo jinta ayaa ku eg Talaadada.
Sargaalkii dilay George Floyd oo lagu dhaawa cay Toorey xilli uu xabsi ku jiray
Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliiska Minneapolis, oo lagu helay dilka George Floyd, ayaa lagu tooriyeeyay xabsiga Arizona, sida ay sheegayso warbaahinta Mareykanka.
Ilo wareedyo kala duwan ayaa wakaaladda wa rar ka ee AP u sheegay in 47-jirkan uu si xun u dhaawacay maxbuus kale
Wargeyska New York Times oo soo xiganaya laba qof oo xaal adda wax ka ogaa ayaa sidoo kal e sheegay in la weeraray sarkaal kan horey booliska uga tirsanaa.
Chauvin oo cadaan ah, ayaa xukuno kala duw an loogu riday dilka ninkii madowga ahaa ee Geo rge Floyd, kaas oo dhaliyay mudaaharaadyo waa weyn oo looga soo horjeedo naxariis darada iyo cunsuriyadda booliiska.
Xafiiska Xabsiyada ayaa bayaan uu soo saar ay ku xaqiijiyay in maxbuus ku jiray xabsiga feder aalka ee magaalada Tucson la tooriyeeyay 12:30 wakhtiga maxaliga ah (19:30 GMT).
Jimcihii.Wakaaladdu waxay sheegtay in shaqaaluhu ay hayeen dhacdada, "tallaabooyin la gu badbaad inayo nolosha” ayaa lagu sameeyay maxbuuska, kaddibna waxa loo qaaday isbitaalka, lama sheegin magaca maxbuuska.
Ma jirto cid kale oo wax ku noqotay, Chauvina waxa la sheegay in uu ka badbaaday weerarka.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Minnesota Keith Elli son, oo uu CNN-ku soo xigtay, ayaa xaqiijiyay in Chauvin la tooriy eeyay, wuxuuna sheegay in xaaladiisu ay wanaagsan tahay
MAXAY FAA'IIDADA MIRAHAN KUSII YARAANAYA SUUQYADA MUQDISHO?
Canuuni
Mirahan oo afka Ingiriisiga lagu dhoho grav iola, amaba soursop, ayaa leh dhadhan macaan iyo waliba faa’iid ooyin caafimaad. Canuunigu waa geed mirood waxtar badan, wuxuuna ka mid yahay dhirta weligood ca gaaran, waxaana ku jira fitamiinno badan.
Guud ahaan wuxuu leeyahay faa’iido oyin mar ka la eego caleemi hiisa, mirihiisa iyo xididkiisaba. Wuxuu faa’iido weyn u leeyahay dadka doo naya cunnooyinka sunta ka hortaga, iyadoo mirahan ay sidoo kale la dagaallamaan caabuqa.
Canuunigu waxaa ka buuxa nafaqooyin waxa ana ku jira xaddi fiican oo maaddada fiber-ka ah iyo vitamin C ah.
Warbixintan waxaan ku eegeynaa geedkan w axa uu yahay iyo faa’iidooyinka aan lasoo koobi karin ee uu u leeyahay bani’aadamka.
Waa maxay canuuniga, xaggee ayuuse kasoo galay Soomaaliya?
Canuuni
Canuuniga, waa nooc ka mid ah geedaha sida gaarka loogu yaqaanno gobollada Ameerika.
Waa miro cag aa ran oo qo dxo leh, dhexdiis una waxaa ku jira miro iyo wax suuf jilics ana oo kale ah oo caddaan xigeen ah, wuxuuna leeyahay dhadh an aad u adag oo la mid ah kuwa cananaaska.
Inta badan canuuniga keligiis ayaa la cunaa, inkastoo dadka qaar ay cabitaan ka dhigtaan. Dha dhankiisa ayaa lagu tilmaamay inuu u dhaxeeyo cambe iyo cananaas.
Wuxuu gaar u yahay dhulka ay cimiladiisu kulu shahay sida Soomaaliya.
Ilyaas Maxamed Shuuke oo khabiir ku ah gee d-miroodka ayaa BBC-da u sheegay in geedkan uu Soomaaliya soo gaaray qiyaastii 50 sano ka hor.
"Wuxuu ka mid yahay geedaha aysan asal aha an Soomaaliya u lahayn, ee nooga yimid dalalka kale, sida kuwa Laatiin Ameerika” ayuu yiri.
Wuxuu geedka canuunigu ka tirsan yahay bah da Annonaceae, wuxuuna kor u baxaan ilaa 8 inji, culeyska mirtiisuna mararka qaar way weynnaan kartaa, oo waxay gaari kartaa halkii mir ilaa sad dex kiilo, sida uu sheegay Ilyaas.
Canuuniga ayaa aad uga baxa labada Shabe elle ee Soomaaliya, gaar ahaanna Sh/Hoose.
Muxuu uga sii dabar go’ayaa Soomaaliya?
Canuuni
Canuuniga ayaa la sheegay in sanadihii ugu dambeeyay uu kusii yaraanayay suuqyada mag aalada Muqdisho oo gobol lada uu kasoo galo. Inta yar ee taalla ayaa qiimahooda la ga dareemayaa inuu ka sarr eeyo sidii hore.
Ilyaas ayaa sheegay in sababo dhowr ah ay ke eni karto inuu kasoo dabar go’o Soomaaliya. Tan koowaad ayuu sheegay inay sabab u tahay in burburkii kadib ay yaraadeen amaba meesha ka baxeen abuurka ay gacanta ku heyn jirtay dowladdii hore.
"Waxaa jiray tababarro iyo dalagyo ay dowlad dii hore ku kabi jirtay beeralleyda, balse taas me esha way ka baxday. Miraha kale ayuuna la qab aa yaraanshaha ku dhacay,” ayuu yiri.
Sababta labaad ee muhiimka ah ayuu Ilyaas ku sheegay isbeddelka cimilada. "Isbeddelka cim ilada wuxuu keenay in dhulku ku dhaco uumi-biy ood, taasoo keentay in dhulku ay cusbo ku bad ato,” ayuu yiri.
Canuuniga ayuu Ilyaas sheegay inuusan ku bixi karin amaba xamili karin cusbada badan.
Waxaa kale oo jirta oo sababaha uu geedkan Soomaaliya uga sii dabar go’ayo ka mid ah, cay ayaan kusoo batay beeraha kuwaasoo geedkan cunaya inta uusan miro dhalin.
Faa'iidooyinka canuuniga
canuuni
Wuxuu ka hortagi karaa sunta
In badan oo faa’iidooyinkiisa ka mid ah waxaa loo aane eyaa xaddiga sare ee maad dooyinka ka hortaga sunta.
Waxyaabaha ka hortaga sunta waa maaddooyin gac an ka geysta inay dheellitiraan waxyaabaha dhiba atada leh ee jirkeenna ku jiri kara, isla marka ana dhaawac gaarsiin kara unugyada.
Baaritaannada qaar ayaa muujinaya in maadd ooyinka sunta ka hortaga ay door muhiim ah ka ciyaari karaan yareynta khatarta cudurro dhowr ah, oo ay ku jiraan xanuunnada wadnaha, kansar ka iyo macaanka.
Daraasad ayaa muujineysa in maaddooyinka sunta ka hortaga ee ku jira canuuniga ay waxtar weyn u leeyihiin sun saarista jirka.
Daraasad kale ayaa muujineysa in canuuniga ay ku jiraan maaddooyinka luteolin, quercetin iyo tangeretin oo sunta ka hortaga.
Waxaase loo baahan yahay baaritaan dheera ad ah oo lagu go’aansan karo sida maddooyinka sunta ka hortaga ee canuuniga ku jira ay faa’iido ugu leeyihiin bani’aadamka.
Canuuni
Waxaa laga yaabaa inuu gacan ka geysto dilidda unugyada kansarka
Inkastoo ay haatan yar yih iin daraa sadaha lagu sameey ay canuuniga, haddana waxaa la soo weriyay inuu wax ka tari karo cirribtirka unugyada kans arka. Daraasad lagu sameeyay kansarka naas aha iyo siduu wax uga taro ayaa la sheegay in la gu tijaabiyay canuuniga, taa soo lagu ogaaday in uu yareeyay burada uuna baabi’iyay unugyada kas arka, isagoo sare u qaaday hannaanka dif aaca jirka.
Balse waxaa mudan in maanka lagu hayo, in daraasadahan ay adeegsad een xaddi aad u badan oo canuuniga ah, taasoo dadka qaar dhib aato u keeni karta.
Wuxuu la dagaallami karaa bakteeriyada
Marka laga soo tago maaddooyinka sunta ka hortaga ee ku jira canuuniga, daraasadaha qaar ayaa muujinaya in canuunigu ay sidoo kale ku jiri karaan maaddooyin bakteeriyada ka hortaga.
Daraasad hore loo sameeyay, ayaa muujinaya in walxo laga miiray can uuniga oo xaddigoodu kala duwan ya hay loo adeegsaday noocyo kala du wan oo bakteeriyo ah oo la ogaa inay sababa an cudurrada afka. Canuuniga ayaa awood u yeeshay inuu dili ka ro dhowr nooc oo bakteeriyo ah, oo ay ku jiraan ku wa sababa cirrid-xanuunka iyo daxaleysiga ilk aha. Sidoo kale wuxuu wax ka tari karaa bakteeriy ada caloosha gasha ee qaarkeed sababta shub an-biyoodka.
Inkastoo xaddi badan oo canuuni ah la isticm aalay, in ka badan intii aad caadiyan cuni lahayd, haddana waxaa loo baahan yahay daraasado dheeraad ah in laga sameeyo arrintan.
Canuuni
Wuxuu yareeyaa hurka
Daraasado lagu sameeyay xayaw aanka ayaa lagu ogaaday in canuunigu uu awood u leeyahay yareynta hurka jirka.
Hurku waa jawaab-celin caadi ah oo uu jirku ka bixi yo dhaawaca soo gaara, balse caddeymo ayaa muu jinaya in hurka saa’idka ah amaba ragaadka ah uu cudurro sababi karo.
Daraasad lagu sameeyay jiirka ayaa muujine ysa inuu yareeyay bararka uuna dhimay hurka.
Wuxuu dheellitiraa heerarka sokorta
Canuuniga ayaa la ogaaday inuu gacan ka ge ysan karo dheellitirka hee rarka sokorta dhiigga, sida lagu ogaa day tijaabo lagu sameeyay xayaw aanka.
Jiir ay heysay sokor oo lagu duray miidda can uuniga muddo labo toddob aad ah, ayaa lagu ogaaday in canuu nigu uu aad hoos ugu dhigay sokor tooda, marka loo eego jiirka aan la siin.
XIGASHO:-BBC
Raysal Wasaare Sanchez "Spain waxay aqoonsan doontaa Dowladda Falastiin”
Raysal Wasaaraha Spain, Pedro Sanchez ay aa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay in uu aq oonsado dowlad ay leeyihiin shacabka Falastiiniyiinta.
Raysal Wasaaraha ayaa sheegay in Spain ay u furan tahay in ay aqoonsato Falastiin, xitaa ha ddii Golaha Midowga Yurub uu taasi ka soo hor jeesto.
"Madrid waxaa u furan inay si keli ah u aqo onsato dowlad Falastiiniyiin ah, xitaa haddii uu ka soo horjeesto amaba uu khilaafo Midowga Yurub.” Ayuu yiri Raysal Wasaaraha Spain.
Raysal Wasaaraha ayaa yiri "Waxaan u maleynaya in la gaa ray, xilligii Beesha Caalamka, gaar ahaan Mido wga Yurub iyo wadamada xubna ha ka ah ay aqo onsan lahaayeen Dowl adda Falastiin.”
Waxa uu sheegay in aqoonsiga Dowladda Fal astiin uu meelmar noqon doono, haddii dhowr ka mid ah dalalka Midowga Yurub ay aqoonsadaan dowl addaasi.
"Laakiin haddii aysan taasi dhicin, dabcan Sp ain waxay qaadan doontaa go’aamo u gaar ah.” Ayuu yiri Pedro Sanchez, Raysal Wasaaraha Spain.
Raysal Wasaaraha ayaa Israel ugu baaqay in ay is xakameyso, kana foga ato waxyeeleynta dadka rayidka ah, iyadoo u hoggaansameysa sharciga caalamiga ah ee bani’aadantinimada.
Raysal Wasaare Sanchez ayaa madax ka ah dowlad wadaag ah oo xulafada bidixda ee xisbig iisa ay si adag u dhalleeceeyeen weerarada ay Israel ku leynayso dadka rayidka ah.
In ka badan 14,532 qof oo rayid ah ayaa ku dhi ntay weerarada Israel ee Marinka Gaza, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Gaza..


0 



HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 27-KA NOV. 2023-KA
..