waayeello caawimaad u Baahan+Sawirro

0
Thursday November 23, 2023 - 12:31:21 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    waayeello caawimaad u Baahan+Sawirro

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
Roobabkii ka da'ay dalka ayaa sababay in dad badan kala kulmaan khasaare isugu jira in guryahooda ku bur buraan Roobabka.

     Hooyo Soomaaliyeed oo da'deedu lagu sheegay 95 jir oo Wax carruur  ah dhalin laguna magacaabo Xaawo Qaasim Cismaan ayaa khasaare waxaa soo gaarsiiyay Roonabkii dalka ka da'ay guri iyo xoolo la'aan ayay ka dhaxashay Roobabkii da'aayay dalka.

       Waxayna caawimaad weydiisanaysaa dadka Soomaaliyeed ee jooga dalka iyo dibadiisa, waxatna kala xiriiri kartaa cid kasta oo kaalmaynaysa Taleefankeeda : 0618512216.


      Axmed Muxyadiin Yuusuf (Badiir) oo da'diisu ku shergay 80 jir islamarkaana ah mid naafo ah oo Lugta ka Goan, sidoo kalena ah Wiil laawe aan haysan wax caawiya ayaa biyihii roobka waxay u haysteen khasaare isugu jira Gurigii uu ku hoyan jiray oo dhulka ku darsamay.

      Odaygaan ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Caalamka ka codsanaaya inay soo kaalmeeyaan si uu u helo Guri uu ka galo dhaxanta iyo Roobabka da'aya, sidoo kale wax xoolo ah ama cunto, Dadka Alle wax siiyay waa inay soo kaalmeeyaan Waayeelkaan ku dhibastaysan Qlimow Taleefankiisa waa: 0615474182.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip