HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAYLIY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 25-KA NOVEMBAR 2023-KA

0
Saturday November 25, 2023 - 08:13:03 in Wararka by
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAYLIY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 25-KA NOVEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomay kursiga xubinimada JFS ee EAC

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay Meer tada 23-aad ee Hoggaa miyeyaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqa alaha Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kur siga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda Ururkaan.

Madaxweynaha ayaa xusay da daalka uu ku bixin ayy tan iyo sann a kii 2016-kii ka mid noqoshada Ururkaan, maadaa ma ay fursad u tahay dadka Soomaaliyeed oo helaya suuq caalami ah, furs ado ganacsi iyo socdaal ka oo u fududaanayaa, waxa uuna ammaanay khubarada iyo diblum aasiyiinta Soomaaliyeed ee ka shaqeeyey sidii dalalka ku mideysan ururkaan loogu qancin la haa aqbala adda codsiga Soomaaliya.

"Shalay oo aan furnay bog cusub oo ka mid ah taariikhda Soomaaliya, waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin hor istaago annagoo si rasmi ah uga mid noqonayno xubnaha Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. Tani kal iya kama tarjumeyso hiigsigeenna ee waa ifaf aalo mustaqbal wanaagsan, fursado iyo awoo daha bulshadeenna. Waxaan dalladan ugu soo biirnay in aan xoojinno xiriirka saaxiibtinimo, ka qayb-qaadanno horumarka wadajirka ah, door na ku yeelanno mustaqbalka wanaagsan ee shucuubta gobolka.”

Madaxweynaha JFS ayaa uga mahadceli yey Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dha qaalaha Bariga Afrika aqbalaadda codsiga DFS ee ku aaddan ka mid noqoshada Ururkaan, wa xa uuna soo bandhigay faa’iidada ay u leedah ay Shucuubta iyo dalalka Bariga Afrika in Soo maaliya ay ku soo biirto, maadaama ay tahay dal hodon ah, meel istaraatiiji ah dhaca, dadkiis una ay hurmuud u yihiin ganacsiga qaaradda.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka shiray xaaladaha ka dhashay daadadka iyo fatahaada

Shirka 7laha ee G/Wasiiradda XFS ayaa Shalay looga hadlay xaaladaha ka dhashay daadadka iyo fatahaada is barbar socda iyo ciribk tirka kooxda Al-shaba ab.Shirka oo uu shir gud doomiyay R/wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ugu horeyn G/Wasiiradda wuxuu warbixin ka sii yey safarkii uu maalin ka hor ku tagey degma da Doolow ee G/Gedo, isagoona Golaha la wa daagay saameynta adag oo ay dadku ku ye esheen daadadka ku dhuftay gobolkaas.

Waxaa sidoo kale Golaha Wasiiradda ay wa rbixin la xariirta saameynta daadadka iyo Fata haada ka dhageysteen Hay’ada Maareynta Mu siibooyinka Qaranka oo sheegtay in ku dhawa ad 2 Milyan oo qof ay saameeyeen daadadka ka dhashay roobabka ka da’aya dalka iyo fatah aada oo inta la xaqiijiyey ay ku geeriyoodeen dad gaaraya 96 ruux. "XJFS ayaa dadaal ugu jirta gurmadka dad ka ay saameeyeen dada adadku, waxa ayna u gu baaqeen hey’adaha gargaarka iyo bulshada Soomaaliye ed in la caawiyo dadka ay saameey een roobabku" ayaa lagu yiri qoraal laga soo saaray Shirka Golaha Wasiirrada.

W/daha Amniga iyo G/ndhiga XFS ayaa si doo kale kulanka looga dhageystay warbixino la xariira howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee wali ka socda inta badan ee gobolada dalka.

Madaxweynaha JFS oo Wasiirka Difaaca UK kala hadlay shirka amniga Soomaaliya ee lagu wado in uu ka dhaco New York

Madaxweynaha JFS Md.Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugnaa M/London waxa uu la kulmay Wasiirka Difaaca ee Boqort ooyada Ingiriiska James Heappey.

Wasiirka Difaaca UK ayaa Madaxweynaha JFS u xaqiijiyey in UK ay sii wadidoonta taage erada ay siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaa liyeed si ay uga hortagaan Al-Shabaab. Kulan ka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wasiirka Difaaca ee Boqortooyada Ingi riis ka James Hea ppey ayaa sidoo kale waxa ay diiradda ku saar een shirka amniga Soom aaliya ee dhowaan ka filayo in uu ka dhaco magaalada New York ee dalka Ma rey kanka.

Madaxweynaha JFS iyo waf di uu hoggaam inayo ayaa 7aadkaan gaaray magaalada London halkaas uu uga qeyb gala yey shirka hoggaamiyeya asha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa. Madaxwe yne Xasan ayaa Kulamo la qaatay Madaxda dalka Ingiriis ka oo uu kala ha dlay dagaalka ka dhanka ah argagixisada, is aga oo ka qeyb galay shirka ayuu kaga hadlay sida Soomaaliya ay mudna anta u siinayso in mashaariicda garg aarka de gdegga ah loo wee ciyo dhanka horu marinta, si dadka Soomaali yeed ay uga helaan faa'iido waarta

Soomaaliya oo si buuxda uga kamid noqot ay xubinimada Urur Gobaleed ka dhaqaala ha Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya waxaa si buuxda uga kamid no qot ay xubinimada Urur Gobal eedka dhaqaala ha Bulsha da Bariga Afrika, kadib cod eyn loo qaaday. Dowladda Soomaaliya ay aa daddaal xoogan ku bixisay sidii ay qeyb uga noqon lahayd EAC isla markaana ay uga faa ’iideysato xooji nta baayac-mushtarka dalka, si ganacsatada So omaaliyeed ay uga shaqey staan dalalka xubnaha ka ah daladdan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi culus oo ka socda dowladda Soom aaliya ayaa ku sugan magaalada Caruusha ee caasimada dalka Tansaaniya halkaasi oo lagu go’aamiyay ka mid noqoshada Soomaaliya ee Ururkaan.

Haddaba Soomaaliya oo qeyb ka noqotay East Afrika Community, EAC maxaa faa’iido ah ugu jira?

Dad badan ayaa aaminsan in ku biirista Soomaaliya ee Daladda Bulsh ada Bariga Afrik a, aysan wax badan ka faa’iideyn balse xaqiiqa da ayaa ah in ay faa’iido weyn ku qabaan da dka gaar ahaan Ganacsatada Soomaaliyeed ka mid noqoshada EAC.

1- fursad ganacsi iyo suuq weyn oo ay ka faa ’iidestaan dadka soomaaliy eed.

2- isu socodka bulshada ku midey san eac, iyagoo aan u baahneyn dal ku gal. iyo helitaanka baassaboorka bul shada bariga af rika.

3- ganacsatada soomaaliy eed oo sharci bu uxa u helaya ganacsiga iyo hantida ka jirta dala lkaasi, dadkeenuna ugu ganacsadaan walwal la’aan.

4- soomaaliya waxa ay heli doontaa fursado ay badee cadda ugu iib-geeyaan dalal kaas, oo aan canshuur kale laga rabin.

5- xaquuq ganacsi iyo mid bulsho oo heer gobol ah.

6- ganacsatada soomaaliy eed, oo iyagu isa ga kala goo shi doona dalalka ee qeybta ka ah ururka wadamada bariga africa, bilaa sharuud.

7- kobaca dhaqaalaha oo ay soomaaliya ka heleyso suuqa weyn ee eac.

8- iskaashiga khuseeya siya asadda, amma anka, difaaca, dhaqaalaha, dhaqanka,tik noola jiya dda iyo sharciga.

Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Max amuud ayaa markii uu yimi Xafiiska waxa uu dadaal xoogan galiyay sidii ay Soomaaliya wax ula qeybsna la heyd Dalalka Darsika la ah Soo maaliya iyo kuwa ay kuwada midaysan yihiin Uururda kala Ah IGD, Midawga Afrika,Jaamac ada Carabta iyo kuwa kale.

Wasiir Daa’uud oo ka hadlay Guusha Soomaaliya ay ka gaartay ku biirista EAC

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dal xiiska XFSMd. Daa’uud Aways Jaamac oo la hadlay warbaah nta Qaranka ayaa hadlay Guu sha Soomaaliya ay ka gaartay ku biirista Urur Gobaleedka iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Wasiir Daa’uud Aweys ayaa sheegay in xub innimada Uurukaan ay Soomaaliya ku helayso laba faa’iido, isaga oo tan koowaad ku sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan dal alka xubnaha ka ah Ururkaan ay si rasmi ah u heli doonaan xuquuqda muwaadiniinta dalalka as.

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daa’uud Aways Jaamac ay aa xusan faa’idada kale ay Soomaaliya ugu jir ta Ururkaan in ay tahay dhanka isu socodka uu ka sii wanaagsanaan doona sida uu hadda yahay.

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay Mee rtada 23-aad ee Hoggaamiye yaasha dalalka ku mideysan Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) ayaa guddo omay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiri dda Ururkaan.

Madaxweynaha oo khudbad jeediyey ayaa xusay dadaalka uu ku bixinayey tan iyo sannadkii 2016-kii ka mid noqoshada Ururkaan, maadaama ay fursad u tahay dadka Soomaaliy eed oo helaya suuq caalami ah, fursado ganac si iyo socdaalka oo u fududaa nayaa, waxa uuna ammaanay khubar ada iyo diblumaasiyiin ta Sooma aliyeed ee ka shaqeeyey sidii dalalka ku mideysan ururkaan loogu qancin lahaa aqb

alaadda codsiga Soomaaliya.


Madaxweynaha Soomaaliya oo safiir cusub u magacaabay dalka Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Jabriil Ibraahim Cabdulle u magacaaabaysafiirka Soomaaliya ee Kenya.

Ambassador Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa tagi doona Nairobi, xilli Kenya ay sidoo kale bed es hay danji raheedii u fadhiyay Muqdisho.

Ambassador Jabriil, ayaa kasoo shaqeeyay Kenya tobankii sano ee la soo dhaafay. Wuxuu bedelayaa danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, Duqii hore ee Muqdisho.

Dowladda Kenya ayaa dhawaan sagootisay danjire Tarsan, oo soo gabagabeeyay waajib aadkiisii safiirni mo ee dalka Kenya.

Wuxuu soo shaqeeyay waqtiyo adag oo laba da dowladood xiriirkooda uu aad u xuma aday.

Danjiraha cusub wuxuu kamid yahay siyaasi yiinta dhowr mar iskusoo shara xay xilka mad axweynaha Soomaaliya.

Hawsha ugu horraysa ee hortaala safiirka cusub, waa in uu fududeeyo in dib loo furo xud uudaha labada dal.

Sheekh shariif iyoR/w.rooble oo soo dhawe eyey guusha soomaaliya ka soo hoysay dallad bulshada bariga afrika (eac).

Siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxwey nihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraallo ka soo saaray guushii ay Shalay Soomaaliya ka gaartay ku biiridda dalad da bulshada bariga Afrika.

Labada masuul ayaa aad u soo dhaweeyey guusha u soo hoyatay Soomaaliya, waxayna til maameen fursadaha ku jira daladaan ee Sooma aliya hor yaalla.

Ugu hore Madaxweyne Sheekh Shariif aya a qoraalkiisa ku yiri, "Wax aan soo dhaway nayaa guusha laga gaaray dadaalkii soo billow day 2011 ee ku biirista Dallad Bulshada Bariga Afrika (EAC).

"Waa guul u soo hoyatay dadka Soomaaliye ed oo ay u sahlanaan doo nto isu socodka wad amada ku midey san dalladan,ganacsiga iyo suuqa xorta ah maadaama dadkeennu ku wan aagsan yahay ganacsiga,” ayuu yiri Sheekh Shariif.

"Waxaan u mahad celinaynaa dowl adaha xubnaha ka ah EAC oo aqbalay codsigii dal ke enna Soomaaliya ee kamid noqoshada Dal ladan Bulshada bariga Afrika,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Sheekh Shariif. Sidoo kale Ra’iisul Was aare Maxamed Xu seen Rooble ayaa qoraa lkiisa ku yiri,

"Waxaan Shacabka Soomaaliiy eed ugu ha mbalyeynayaa ku biirista JFS oo Shalay si ras mi ah uga mid noqotay Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ah cudud dhaqaale oo muhiim u ah maalgashiga, koboca dhaqaale iyo isu socodka shucuubta gobolka Bariga Afrika.”

"Waa guul weyn oo u soo hoyatay Dowlad da & Shacabka Soomaaliyeed. Waxaan ku bo gaadinayaa madaxwe yne Xasan Sheekh d da da alkii uu ku bixiyay xaqiijinta guushaan taariik higa ah ee muhiimka noo ah.”

Qoraalka Rooble ayaa intaas ku sii daray, "Waxaan ku baaqayaa in loo midoobo ka guul gaarista arrimaha harsan ee hortebinta u leh ho rumarka iyo hiigsiga dalkeenna oo ay ugu horr eeyaan deyn cafinta oo heer gebogebo ah soo gaartay, la dagaallanka khawaarinta, qaadista xayiraadda hubka, gargaarka iyo arrimaha kale ee masiiriga ah.”

Muxuu yahay sharciga caalamiga ah ee DF Somalia ay ku saxiixday dalka Azerbaijan?

Wasiiru-dawlaha Shaqada & Arimaha Bu lshada Xukuumada Fed eraalka Soomaaliya, Md.Xil dhib aan Yusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ku saxii xey sharciga xarunta shaqada ee ururka Iska ashiga Islaamka.

Wasiiru-dawlaha ayaa ka qeybgalay kalfadh igga ururka, kaasoo looga hadlaayey meelmar inta sharciga ee xarun loogu talagalay shaqo abuurka iyo ilaalinta bulshada ee dawladaha ku bahoobay ururka Iskaash iga Islaamka Xaruntan ay aa ujeedkeedu yahay in ay wax badan ka qabato caqa badaha shaqo la’aanta dhalinyarada iyo sidii dhalinyarada loo siin lahaa tababaro la xiriira suuqa shaqada si ay u horumariyaan xirfadaho oda shaqo.

Dawlada Soomaaliya guul-weyn ayay u tah ay in ay saxiixdo sharciga xaruntaan oo muhiim ad u leh qaranka iyo bulshada Soomaaliyeed.

Illaa hadda 16 dal oo kamid ah ururka Isla amka ayaa saxiixay sharciga xaruntaan,waxa ana dalalkaasi ka qeybgalaya kalfadhigga urur ka ee ka dhacay Azerbaijan kamid ah Ciraaq, Falastiin, Burkino-Faso, Uzbekistan, Jabuuti iyo Soomaaliya.

Puntland oo ugu baaqday labada aqal ee baarlamaanka in aysan qeyb ka noqon wax ka beddelka dastuurka

Maamulka Puntland ayaa ugu baaq ay 2da Aqal ee baarlanaanka Soom aaliya, in aysan qayb ka noqon wax ka baddelka Dastuurka DFSWar-saxaafadeed kasoo baxay mad axtooyada Puntla nd,ayaa lagu sheegay in mad axda DFS ay dano siyaasade ed ka leeyihiin wax ka bedd elka dastuurka dalka. Puntla nd waxay sheegtay in wax ka ba del kasta oo lagu sameeyo dastuur ka uu keeni kara khilaaf siyaasi ah.

"D/Puntland waxay cadde ynaysaa in aysan qayb ka noqon doo nin dhaqangelinta wax-ka-badel kasta ee Dastuurka lagu sameeyo iyada oo aysan Puntland qayb ka ahayn.” Ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo bax ay Garowe.

Puntland waxay sheegtay, madaxda iyo hay' adaha Dowladda Federaalka in aysan awood u lahayn in ay badalaan hannaanka dowladda dhexe u dhisan tahay ee ah Madaxweyne iyo Raisul Wasaare iyo tubta dowlad dhiska ee ku dhisan Dastuurka dalka.

Warkan kasoo baxay madaxtooyada Puntla nd, ayaa kusoo beegmay, iyadoo haatan uu khilaaf xooggan ka taagan wax ka beddel uu maamulka madaxwe yne Deni ku sameeyay dastuurkii Punt land iyo xeerarkii doora shooy inka. Sida uu Deni ugu eedeynayo DFS arrim aha la xiriira dastuurka, ayaa mucaaradka Puntl and, waxay Deni ku eedeeyeen inuu danihiisa door ashada u beddelay qodobo kamid ah das tu urka.

Soomaaliya oo ku guuleysatay hoggaamiya ha isgaarsiinta adduunka

Soomaaliya ayaa ku guuleysatay billadda Hoggaamiyaha sanadka 2023-ka ee abaal ma rinta Isgaarsiinta Adduunka, kaas oo ay ka qaa day qaar ka mid ah waddamo dhaca Qaa rada ha Yurub iyo Aasiya.

Guddoomiyaha Horm uud Telecom, Axmed Maxamuud Yuu suf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda Hoggaamiyaha sa nad ka 2023-ka ee abaalmarinta Isgaarsiinta Addu unka, oo Shirkadda Total Tele com ee fadhigee du yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso ho ggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caa la mka ee ku guuleystay horum arinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalko oda.

Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hogg aamiyihii 25ᵃᵃᵈ ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyay xaflad Habeen hore ka dhacday magaalada Amsterdam ee dalka Net herlands. Hormuud Telecom ayaa ah shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo ka qeybga sha tartankan oo ay ku loolamaan sha shirkad aha ugu waaweyn isgaarsiinta caa lamka. Tarta nka ayaa Guddoo miyaha shirkad da waxaa sannadkan kula tartamay, madaxda shirkadaha

Ganacsade caan ah oo kasoo jeeda magaal ada Cadaado oo loo dilay aano qabiil

Ganacsade caan ka ahaa Galgaduud kana soo jeeda degmada Cadaado ee G/ Galgadu ud ayaa Shalay kooxo hubeysan aano qabiil ahaan waxa ay ugu dileen inta u dhaxaysa M/a Dhusmareeb iyo deegaanka Godinlabe.

Sida aan wararka ku helnay ganac sadaha la dilay oo lagu magacaabayay Calikaafi Axmed Faarax (Tilimbo) ayaa jidka waxaa u galay maleeshiyaad ka soo jeeda degmada Dhuu so mareeb, kuwaa oo dil u geestay kaddibna goo bta ka baxsaday.

Dilkan ayaa la sheegay in uu sa lka ku hayo aano qabiil oo muddo oyinkan u dhaxeysay maleeshiya ad kasoo kala jeeda 2da beel ee kala degta degm ooyinka Cadaado iyo Dhuusomareeb.

Isbuucyo kahor ayey aheyd markii maleesh iyaad hubeysan gudaha degm ada Dhuusomar eeb ku dileen labo nin oo ganacsato aheyd ,ku waa oo kasoo jeeda iyana degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Guddoomiyaha SODMA oo Shixnad gargaar ah kala wareegay Haya'adda IHH

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiib o yinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Shalay wa xa uu shixnad mucaawino gargaar ah ka guddo omay Hay'adda IHH oo ah Hay'add Turki ah ka na shaqeysa caawinta iyo bini'a adam nimada.

Shixnaddaan gargaar ayaa iskugu jirta Raashin, Marakan eeco,baco ay roobka uga kan badaan Qoysas ka ka barakacay daadadkaan, iyo Qaybaha kala duwan ee Macuunta. Gargaa rkaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo Shacabka Soo maaliyeed ee daadadka El-Niño iyo fatahaada ha ay sameenta ka soo gareen, kuwaas oo haa tan wajahaya nolol adag


Garoon diyaaradeed oo loo sameey ay ciidamada howlgalka ka fulinaya Galgaduud iyo Sh/Dhaxe

qaaday tallaabo muhiim ah oo lagu garab istaa gayo ciidamada ku sugan jiida hore Ee dagaalka, gaar ahaan goballada Galgaduud iyo Sh/dhaxe.

Deegaanka Wargaadhi oo qiyaastii 55 KM u jirta degmada Cadalle ee goba lka Sh/Dhaxe ayaa lagu dhisayay garoon diyaarad eed oo ay ku degaan Diyaaradaha caawinaya ciida mada XDS, garoonkaan waxaa looga maarmi doon aa in askarta ku waxyeelooba howlgalka iyo furim aha dagaalka in diyaarad laga soo saaro degmada Cadalle jidkana ay ku dhiig baxaan.

Taliyaha ciidanka XDS ayaa deegaanka Wargaa dhi u diray guddi kormeera shaqada garoonka ee ha lkaasi laga bilaabay, waxaana hadda la dhisay goob ay ku degaan diyaaradaha yar yar in kastoo garoon kaas uu noqon doono mid muhiim ah.

Sidoo kale waxaa goobta laga dhisayaa Isbitaal, waxaana la geyn doonaa dhaqaatiir si gargaar deg deh ah ay askarta ku dhaawacanta howlg allada u helaan.

Xafiiska QM ee Soomaaliya oo hambalyo u diray Dowladda Soomaliya

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa dawladda iyo shac abka Soomaaliyeed u diray hambalyo diiran oo ku aaddan in Shalay Dalke enu si rasmi ah u noqday xubin ka tirsan Urur Gobole edka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Qoraalka kasoo Baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ayaa lagu yiri "Waa guul usoo hoyatay Soom aaliya oo ku aaddan kusoo la aba shada saaxadda bulshada caalamka iyo la hawl galidda dariskeeda”.

SSC- Khaaatumo oo ka qeyb gali karta tartanka kubadda cagta dowlad goboleedyada iyo Banaadir

Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaal iya, ayaa sheegay in maamulka SSC- Khaatumo uu ka qeyb gali doono tartanka kubadda cagta ee dow lad goboleedyada iyo gobolka Banaaadir, haddii ay buuxiso sharuudo farsamo oo horyaala.

Wasiir Maxamed Barre Maxam uud, ayaa sheegay in maamulka SSC - Khaatumo looga baahan yahay inay soo dhisaan xiriirka kubadda cagta SSC- Khaatumo, si ay 15-ka bisha December uga qeyb galaan tartank an. Wasiirku wuxuu sheegay in aanay jirin arrimo siyaasadeed oo SSC- Khaatumo looga reebay tarta nka, wuxuuna sheegay inay dadaal xooggan ay ku bixiyeen in SSC ay kasoo qeyb galaan koobka maa mul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Dhinaca kalena, maalmo ka hor, xoghayaha dha llinyarada iyo cayaaraha SSC- Khaatumo, ayaa mag acaabay guddiga xiriirka kubadda cagta ee SSC- Khaatumo, si ay sharuudaha usoo buuxiyaan.

Dhawaan, dowladda Soomaaliya ayaa maam ulkan u aqoonsatay maa mul kumeel gaar ah oo heer degaan ah.

Nin Caan ka ahaa degmada Deeyniile oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo la sheegay in ay ahaayeen burcad hube ysan ayaa xaafada Miriq Miriq ee degmada Dayniile ku dilay ninkii magaca xaafadaasi loogu magac dar ay ee Xasan Shiilow Casir (Miriq Miriq).

Burcada dilka geesatay ayaa la sheegay in ma rxuumka ku dhufteen dhowr xabadood, waxa ayna burcadan oo watay qoryo dilka kahor xaafadaasi ka geesteen dhac ay shacabka uga qaadanayeen telfo onnada. Ciidamo katirsan laamaha degma da De eyniile ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa ay gaar een halka uu dilka ka dhacay, balse aysan ku guuleysan inay gacanta ku dhigaan Kooxihii dilka ge ystay. Goobjoogayaal ku sugnaa Goobta uu dilka ka dhacay ayaa Warbaahinta u sheegay in Kooxaha Burcadda ah ay dad aad u farabadan Mobeelo uga dhaceen xaafada Miriq Miriq ee degma da Deeyniile, isla markaana maalmihii la soo dhaafay ay jirtay cabsi xoogan.

Waxaa ay ka dalbadeen laamaha Amniga Gob olka Banaadir in arrintaan wax laga qabto maadaa ma falalka amni darro ee ka dhacaya degmada Deey niile ay kordheen bilihii la soo dhaafay.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen me elo kamid ah Magaalada Mu qdisho wax aa ay dhowr jeer kusoo qabteen Kooxo Burcad ah oo qaarkood askar ahaa, kuwaas oo dhac u geysanayay dadka shacabka ah

Buundada degmo ay Maamulaan Al-Shabaab oo Go’day

Wararka naga soo gaaraya degmada Bu’aale ee Xarunta Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Shalay ay go’day Buundadii degma daas, kadib markii ay saameeyeen fatahaad uu sam eeyay Wabiga Jubba iyo Roob maalmihii la soo dhaafay ka da’aayay Magaaladaas.

Degmada Bu’aale oo ay Maamulaan Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in gabi ahaan ay go’day Bu undadda magaalada, taas oo hakisay isku soc odka dadka iyo Gaadiidka, isla markaana saame yn xoogan ku yeelatay nolosha dadka Shacabka ah.

Majirto khasaaro nafeed oo ka dhashay Go’it aanka Buundada degm ada Bu’aale ee Gobolka Jub bada Dhe xe, hayeeshee aan weli xog faah faahsan aan laga helin maadaama de gmadaas ay maam ulaan Ururka Al-Shabaab.

Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Jubbaland ayaa xaqiijiyay inay burburt ay Buundadii degmada Bu’a ale, sidoo kalena fatahaada Wabiga uu saameyn xoogan ku yeeshay dadkii ku noolaa degmada Bu’aale iyo degaannada hoostaga.

Waxaa jira weli deegaano kale oo laga cabsi qabo in ay buundooyinkooda go’aan oo ay ku sugan yihiin Al-Sha baab wallow badi dadkii deganaa deg mooyinkaas ay fatahaada iyo daad aka roobka aa wgeed uga barakaceen.

Dhawaan waxaa go’ay Buundo oyinkii degmooyi nka Baardheere iyo Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, halkaas oo uu fatahaado xoogan ka geystay Wabiga sidoo kalena ay ka da’een roobab daadad watay, ta as oo keentay in Boqolaal Qoys ay ka barakacaan.

Dhawaan waxaa degaano kuyaalla duleedka Magaalada Kismaayo gaaray Boqolaal Qoys oo ka ba a kacay fatah aada uu wabiga ka sameeyay deaa no katirsan gobolka Jubbada Dhexe oo ay maamulaan Al-Shabaab, waxaana booqday Madaxwey naha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isaga oo u ballan qaaday inay u soo gurman doonaan.

G/B/Puntl and oo lagu eedeeyay inuu Afdu ub tay madax bann aanidii baarlam aanka Puntland

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa ku eedeeyay guddoom iye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, inuu afduubtay madax bannaanida golaha baa rlamaanka, si uu u fuliyo qorshaha siyaasadeed ee madaxweyne Deni.

Mudanayaasha baarlamaa nka wax ay sheegeen, in gud domiyuhu carqalad ku noqday dedaalada nabadeed ee ka socda magaalada Garowe, si xal looga gaaro khilaafka ka taagan arrimaha door ashada, loona baajiyo dagaalka dhexmara ciidam ada dowladda iyo kuwa mucaaradka.

Xildhibaanadan oo warbaahinta kula hadlay Garowe, ayaa sheegay in aan la meel marin doonin xeerka wax ka beddelka doorashooyinka oo ay she egeen inuu yahay "qori dableh” oo gud odomiyuhu uu doonayo inuu ku gubo xasiloonida iyo nabadda Puntland.

Waxay sheegeen qorshihiisa inuu yahay, socod siinta qorshaha siyaasa deed ee madaxweyne Deni, kaasoo mucaaradku ay ku eedeeyeen in uusan doonayn in heshiis wadar oggol ah laga gaaro muranka ka taagan nidaamka doorashada Puntland.

Si kastaba ha ahaatee, guddoomiya ha baalama anka wuxuu sheegay in axada todobaadka soo so cda laga doodidoono xeerka wax ka beddelka door ashada, isagoo guddi cusub u saaray.

Hay'adda Sirdoonka Somaliland oo qabtay qalab caafimaad iyo taayiro ay sheegtay in loo waday Laascaanood

Hay'adda Sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa qa batay qalab caafimaad iyo taayiro baabuur oo ay she egtay in lagu waday magaalada Laascaanood.

Qoraal kasoo baxay hay'adda ayaa lagu sheegay in ay qabatay taayiro baabuur oo loo waday ciidam ada SSC Khaatumo ee dagaalka kula jira ciidamada Somaliland.

"Hay’adda ugu saraysa amniga Somaliland ee NIA oo ku daba jirta saa naddo dagaal oo ku wajahan koo xaha ka dagaalama Laas caanood ayaa gac anta ku dhigtey 200- oo taayir, oo u badan noocyada gaadiidka dagaalka loogu talag alay" ayaa lagu yidhi qoraalka.

Qoraalka ayaa intaa ku daray in sirdoonka oo kaa shanaya ciidamada amaanku uu burburiyay kooxo isku xidhan oo adeegyo caafimaad gaadhs iiya mag aalada Laascaanood.

"Dhanka kale NIA oo garabsanaysa laamaha nabadgelyada ayaa burburi say shabakado adeegyo caafimaad gaadhsiiya kooxaha Laascaanood, waxaana lagu soo qabtey qalab caafi maad oo isugu jira daawooyin iyo agab ka gargaarka degdegga ah" ayaa mar kale lagu yidhi qoraalka.

Sirdoonka Somaliland ayaa tan iyo markii hogga an cusub loo magacaabay dhawaan, ku guulaysatay in ay gacanta kusoo dhigto dad eedaysanaal ah iyo qalab kala duwan oo ay ku andacoodeen in uu amni ga khatar ku yahay.

Shirka GW/Jubbaland oo loo ga hadlay sa ame ynta ka dhalatay Roobabkii ka da'ay deegaana daas

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa Shalay Shir gud oomiyay Kulanka golaha wasiirada oo diiradda lagu saaray saameynta fatahaadaha iyo daadadka ka jira deegaanada Jubaland iyo gurmadka ay dowladu wado.

Wasaarada gargaar ka iyo maareynta musii booyinka ayaa shirka looga dhageystay warbix inta xaaladahii u danbeeyay ee deega anada masha qadu ay ka jirto, sidoo kale wasa arada ayaa warb ixin golaha ka siisay gurmadka socda iyo taakulada dheeraadka ah ee loo baahan yahay. Deegaannada Dowlad Gobalee dka Jubbaland waxaa saameen ku yeeshay Raababkii ka da'ay qaar ka mid ah gobo llada dalka, iyada oo fatahaadaha Roobabka ay sab abeen dhimashada ay gaareyso 55 qof.

November 20,2023-ka Ra'iisul Wasaaraha Xuk uumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soom aaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini'aada nimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da'ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Do olow ee gobolka Gedo. Wafdiga Ra'iisul Wasaa raha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka 1ad ee Dowlad Gobolleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, masuuliyiin ka tir san dowlad-gobolleedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Doolow.


Kooxo burcad badeed ah oo doon kalluumaysi ka afduubtay xeebaha degmada Eyl

Kooxo hubaysan oo burcad badeed ah, ayaa xe ebta degmada Eyl ee gobolka Nugaal ka afduubtay doon kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen,

Doontaan ayaa waxaa saaran 16 shaqaale Iiraaniyiin ah, iyo hal nin oo Soomaali ah oo ilaalo ka ahaa shaqaalaha doonta.

Bashiir Siciid Cismaan oo ka mid ah wakiillada doonida as ayaa warbaahinta u she egay in ay la xiriireen kooxda afduubatay doonta.Wuxuu sheegay in ay kooxda af duubka ku haysata doonta ay weydii steen dhaqa ale dhan afar boqol oo kun dollar, si ay u siidaayaan doonta iyo shaqaalaha saaran.

Wuxuu sheegay in doonta ay ka diiwaan gashan tahay Puntland, ayna haysato shati ay kaga kalluum aysato xeebaha Puntland.

Wuxuu sheegay in burcad bade eddu in ay ku habjabeen haddii aan la siinin lacagta ay dalbadeen, inay doonida u adeegsan doonaan sidii ay maraakiib ugu qabsan lahaayeen.

Dhinaca kale, taliyaha ciidanka booliiska Puntla nd, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa she egay in hay’adaha amnigu ay ku howlan yihiin sidii lo osii dayn lahaa doonta la afduubtay, isagoo sheegay in kooxda ay afduubatay ay la aadeen bariga fog ee badda.

Taliyuhu wuxuu sheegay in ay ku amreen waki illada doonta in aysan bixin karin madax furasho. Wuxuu shee gay in ay ka go’an tahay in lasoo qab tay afduubayaasha si sharciga loo horkeeno.

Degmada Eyl ayaa kamid ah mee lihii ugu horreeyay ee ay ka bilowdeen afduubashada ma raakiibta iyo doonyaha kalluumaysiga. Hase ahaa tee, sanadkii 2012 ayaa lagu guulay stay in lasoo af jaro howlihii burcad badeedda.

Markii burcad badeeddu meesha ka baxeen, waxaa aad usoo kordhay jarri ifka lagu hayo xeeba ha, taasoo dhiba ato weyn ku noqotay kalluumaysat ada maxaliga ee Puntland.

Xisbiga Waddani oo ka qayliyey xeer ka cusub ee doorashooyinka oo mud do bil ah dib loo dhigay ansixintiisa

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ay aa ka biyo diiday muddo bil ah oo ay Golaha Guurt idu sheegeen in ay u baahanyihiin in ay kusoo akhri yaan xeerka doorashooyinka ee cusub kahor inta aan la ansixin.

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, oo warbaahinta la hadl ay, ayaa mudada golaha guurtidu qabsa day ku tilmaamay mid la do ono in dib loogu dhigo meelmarintiisa.

"Bishani markay dhamaatana Golaha Guurtida fasaxoogii ayaa sooga laya, waxaad halka ka aragtaa in wali xeerkii uu ila meerayso ku jiro" ayuu yidhi Waabeeye.

Waxa uu sheegay in Madaxweyn aha ay kula shaqeeyeen niyad sami isla markaana ay rabaan in uu dhama ado khilaafkii doorashada, lakiin uu madaxweynuhu wali rabo in uu doora shada dib u dhigo, isaga oo ugu baa qay in uu iscasilo.

"Muuse dee dalkan maleh, 5 sanno ayaa la doortay waliba dheeraad ayuu ku darsaday, waliba waxad mooda in jees jees ku jiro iyo ismaahin, wala hi meel xun ayay tagaysa hadii dalka wan aaga, laga duwo waxaanu leenahay ha is casilo" ayuu yidhi Waabeeye.Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland ay aa Dorraad isku raacay in ay muddo bil ah xeerka haystaan kahor inta anay meelmarin, iyaga oo shee gay in ay soo akhrinayaan.

Xabbad-joojin afar maalmood ah oo ka billaabatay Gaza

Israa’iil iyo Xamaas ayaa billaabay xabbad-joojin afar maalmood ah Shalay oo Jimce ah, iyada oo la gu wado in Xamaas ay sii daayaan 13 haween iyo carruur Israa’iil ah oo la haystayaal ah isla Shalay, iyo in ay gargaar bini’aad annimo uu soo gaaro marinka Gaza ee go’doonsan.

Xabbad-joogintan ayaa ah tii ugu horreeyay ee dagaalka soc day toddob ada toddobaad.

Xabbad-joojintu waxay bilaa batay 7-dii aroornimo ee xilliga Gaza, taas oo ka dha qangashay waqooyiga iyo koonf urta Gaza, waxaana ku xigta sii-daynta qaar ka mid ah in ka badan 200 oo la-hayste oo Xamaas ay qafaasheen intii uu socday weerarkii Islaamiyiinta ee 7-dii bishii hore ee Oktoober, sida ay sheegeen dhexdhexaadiyayaal ku sugan Qatar.

Tiro maxaabiis falastiiniyiin ah oo ku xirnaa xabs iyada Israa’iil lagu sii deyn doonaan is-weydaarsiga maxaabiista labada dhinac.

Gargaar dheeri ah ayaa loo qo rsheeyay in uu ku qulqulo Gaza, waxaa na la haystayaashii ugu horreeyay oo ay ku jiraan haween da’ ah la sii deyn doono 4-ta Shalaynimo, sida uu sheegay afhayeen ka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Majid Al-Ansari, isaga oo intaas ku daray in tirada guud ee la sii deyn doono afta maalmood ee xabbad-joojinta ay gaari doonto 50 qof.

Masar ayaa sheegtay in 130,000 oo litir oo shid aal ah iyo afar baabuur oo gaas ah la geyn doono Gaza maalin kasta marka xabbad joojinta la bilaabo, waxaana maalin walba Gaza soo geli doona 200 oo baabuur oo gargaar ah.

Xamaas ayaa ku xaqiijisay khadleeda Telegram-ka in dhinacooda ay qaateen nabbed-jooginta.

Muslimiinta Dal kuyaalla Yurub oo ka naxay Doo rasho uu ku guuleestay Geert Wilders

Muslimiinta waddanka Holland ayaa khamiistii mu ujiyay naxdinta doorashadii uu ku guuleystey siyaasiga midigta fog ee Geert Wilders, kaas oo horey ugu baaqay masaajidda iyo Qur’aanka Kariimka ah in laga mamnuuco Holland.

Wilders iyo xisbigiisa Fre edom Party (PVV) ku guuleys tay 37 kursi oo ka mid ah 150-ka kursi ee Baarlamaa nka dalkaas, iyagoo si aad ah uga horreeya isku darka xisbi yada Labour /Green iyo xisbiga bidixda ee Ra’iisul Wasaara ha xilka ka degaya Mark Rutte.

"Natiijooyinkan doorashada waxay naxdin ku yih iin Muslimiinta Netherlands, ma aan fileyn in xisbi sid an oo kale ah oo leh barnaamij ka soo horjeeda mabaadi’da aasaasiga ah ee sha rciga in uu noqdo mid aad u weyn,” ayuu yiri Muhsin Koktas oo ka tirsan ururka Muslimiinta ee CMO.

Muslimiintu waxay ka yihiin qiyaastii 5% dadka reer Holland oo ah ku dhawa ad 18 Milyan oo qof.

"Waxay ahayd dharbaaxo ay tahay inaan aqb alno,”ayaa u sheegay Reuters Abdessa mad Taheri, oo ah 45-jir shaqaale bulsho ah oo ku nool xaafadda Schilderswijk ee qowmiya daha badan ee The Hague.

Ka dib guushiisii lama filaanka ahayd, Wild ers waxa uu sheegay in uu doonayo in uu noqdo Ra’iisal Wasaare dhamaan dadka reer Holland, balse taasi waxa ay u muuqatay in ay wax yar ka qabanayso in ay dajiso walaaca laga qabo waxa uu hadhow samayn karo.

ITOOBIYA oo u weecatay Somaliland kadib hanjabaaddii Abiy Ahmed ku dalbaday BAD

Dowladda Itoobiya ayaa wada-hadallo la furtay maamulka Somaliland, ayada oo kala hadleysa isti cmaalka dekedda Ber bera,7baadyo kadib markii r’I isul wasaare Abiy Ahmed uu ku hanjabay inay qasab tahay inay helaan dekad. Dekaalad da wararka Itoobiya ee ENA ayaa w/gaadiidka iyo saadka Dr. Alemu Sime kasoo xigatay in wada-hadalladaas ay marayaan meel wan aagsan.R/W/ Abiy Ahmed ayaa bishii October sheegay in qeyb ka helitaanka Badda Cas "ay tahay arrin ku xir an jiritaanka Itoobiya”, hadalkaasi oo walaac ka abu uray dalalka deriska ah ee Eritrea, Ja buuti iyo Soo maaliya. Sida ay sheegtay wakaalad da wararka ee ENA, wasiir Alemu Sime ayaa golaha wasiirada wa rbixin ka siiyey halka ay marayaan wada-hadallada Somaliland.

Isaga oo xusaya in Itoobiya ay 95% badeecadaha ay lasoo degto iyo kuwa ay dhoofiso u isticmaasho dekedda Jabuuti, wasiirka ayaa sheegay inay socda an dadaallo lagu raadinayo dekedo kale, islamarkaa na ay meel wanaagsan marayaan wada-hadallada ku aaddan isticmaalka dekedda Berbera, sida ay sheegtay EPA. Waxa uu sidoo kale sheegay in wad a-hadallo ay kula jiraan dowladda Kenya oo ku aadd an isticmaalka dekedda Lamu ay meel wanaagsan marayaan.

Abiy ayaa horey uga digay in deked la’aanta dalk iisa ay mustaqbalka noqon karto il colaadeed, wuxuu na ku baaqay dadaallo wax looga qabanayo arrinta as si loo ilaaliyo xasilloonida gobolka. Itoobiya ayaa albaabkii badda uu kasoo xirmay 1993-kii markii Eritrea ay heshay madax-banaani, kadib 30 sano oo dagaal ah. Somaliland ayaa sheegatay inay ka go’d ay Soomaaliya 30 sano kahor, balse ma haysato aq oonsi caalami ah, taasi oo adkeyneysa heshiis kasta oo Itoobiya ay ku dooneyso inay dekad uga hesho Soomaaliya, ayada oo aan soo marin dowladda federaalka.

Dowladda federaalka ayaa horey u sheegtay inay diiday codsi uga yimid itoobiya oo ku saabsan inay la gasho wada-xaajood ku saabsan sidii ay uga heli laheyd deked ku taalla Badda Cas. Inkasta oo Soo maaliya ay "si aad uga go’an tahay” horumarinta nab adda, amniga, ganacsiga iyo is-dhex-galka, haddana ma xiiseynayso bixinta helitaanka hanti istaraatiiji ah sida deked, waxaa sidaas warbaahinta Bloo mberg u sheegay wasiiru-dawlaha Arri maha Dibadda Cali Cum ar (Cali Balcad)."Madax-banaanida iyo wadaji rka dhuleed ee Soo maaliya – berriga, badda iyo ha wada – sida uu dhig ayo dastuurkeena, waa muqad das mana furan in laga doodo,” ayuu yiri

Laba Burcad ah oo lagu dhex toogtay Magaalada Nairobi

Sida ay saxaafada u xaqiijiyeen Waaxda dambi baarista dalka Kenya ee loo yaqaan DCI-da 2 nin burcad ah ayay ku toogteen Dorraad deegaanka Kibera ee ismaamulka Nairobi. Falal burcadnimo ah ayaa la shee gay inay gayste en burcada, inkastoo ciidama du fursad u siiyeen in ay is dhi iaan balse mid ka m ida ayaa rasaas bilaabay sidaa sna lagu toogtay labadoodaba.

Burcadaan oo magacyad ooda lagu kala sheegay Rundo iyo Mulinyo ayay cii damadu meydadkooda ka qaadeen goobta iyagoo geeyay meelaha la dhigo meydadka.Sidoo kale Waa xda dambi baarista Ke nya waxay intaasi ku dar een in howlgalkaani ay qab teen Bistoolad, ras aas gaar eysa ilaa 9 xirmo.

SSC Khaatumo oo soo bandhigtay maxa abiis ay Somaliland ka qabatay

SSC Khaatumo ayaa soo bandhigtay maxaabiis 7 ah oo ay kusoo qabatay dagaalkii Dorraad gobolka Sool ku dhexm aray iidamada So maliland. maxaabiistan oo ay qaar kood dhaa wac ahaayeen ayaa wa rba ahinta uga warbixiyay sidii loo la dhaqmay kadib markii dagaalka lagu soo qabtay.

"Markii la isoo qabtay waxa la ii keenay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Cuqaal badan oo uu ku jiro, si wanaagsan ayaaa la iila dhaq may" Dable Far xaan Yaasiin Cismaan, oo ka tirsana Guutada Birje ex ee ciidanka Somaliland, oo kamid ahaa 7 askari ee lasoo qabtay, ayaa sida yidhi.

"Dagaalkii Shalay ka dhacay Buq dharkayn iyo Yayle dhexdiisa ayaa lay gu soo qabtay, xataa hadal kulul ma arag" Axmed Cabdi Aadan oo ka tirsa na isla Guutada Birjeex ayaa sida yidhi.Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa Somaliland ugu baaqay in ay nabadqaa dato ama ay dagaal qaadato, isaga oo sheegay in ay dhankooda nabad diyaar u yihiin.



KHALIIF 'NINKII LA SHEEGAY IN UU XABSIGA KU DHEX FURAY XAAWO OO BBC-DA U SHEEGAY SIDA AY WAX U DHECEEN'


Xaawo Cabdullahi Qoraalka sawirka,

Xaawo Cabdullaahi Nuur, waa hooyo si we yn sheekadeeda loogu baahiyay baraha bulsha da isla markaana la isla dhex marayay saaca dihii lasoo dhaafay iyadoo la sheegay in ay soo wajahday xaalad culus oo aysan u taag heynin.

Xaawo waa hooyada siddeed carruur ah ha lka ilmihii sagaaladna ay leedahay uurkiisa oo hadda ay dhalmo ku dhowdahay ama ay ga shay bishii sagaalaad sida ay sheegtay iyadu.

Waxay ku xiran tahay Xaawo saldhigga bo oliska ee magaalada Guriceel ee gobolka Gal gaduud. Sababta ayaa ah lacago deyn ah oo lagu yeeshay xilli ay ku jirtay ganacsi xool aha ah, taasina ay keentay in xabsiga ay ku jir to muddo lix bilood ah iyadoo xaamilo ah.

Xaawo waxa ay sheegtay in ay garab ka weyday ninkii qabay ee ay ilmaha u dhashay waliba u uku dhex furay maxkamadda iyada loo haysto lacag aysan awoodin bixinteeda.

BBC-da ayaa sheekada Xaawo ee baraha bulshada ku faaftay kadib xiriir la sameysay, Khaliif oo ah ninka ay ilmaha u dhashay Xa awo, waxa uu ka hadlay eedaha ah in uu xaal ad xun kaga tagay Xaawo isla markaana uu ilmihii ka qaatay.

Isaga oo dib u xasuusanaya sida ay wax u dhaceen, ayuu yiri: "Gabadhaan lacag ayaa hadda kahor lagu yeeshay oo aan ku dhibto oday, waxay ahayd ku dhawaad 8 sano kahor, waxay ahayd lacag badan oo ilaa afartan kun oo dollar gaareysa, waxan qaylo dhaan u diray reerkeeda iyo eheladeeda, waxayna igu yiraa hden adiga qaba ee xalli”.

Khaliif waxa uu sheegay in dhibaato badan kadib uu bixiyay lacagtii iyadoo Xaawo marka as ay aaday magaalada Nairobi ee dalka Ke nya, markii dambana uu soo celiyay.

Xaawo Cabdullahi

Qoraalka sawirka, Xaawo Cabdullahi

"Xilliga aan lacagtaas bixinteeda ku jiray waan xanuunsaday oo son kor ayaa igu dhacday, waxa ay igu noqotay dhibaato, has e yeeshee maadaama gaba dhu ay xaaskeyga tahay reer keed iina ay I dheheen bixi, waan ku qaasba naaday waana bixiyay” ayuu sii raaci yay hadalkiisa.

Khaliif waxa uu sheegtay in muddo kadib haddana ay Xaawo gashay deyn kale isaga oo aan ka soo kaban dhibtii ka qabsatay bixinta dayntii hore.

Ganacsiga xoolaha nool ee ay iibine ysay ayuu sheegay in ay sabbaan lac agaha mar wal iba lagu yeesho, oo uu dhowr mar kala taliyay in ay ka fogaato deymaha culus ee aysan awo odda u heynin bixintooda.

Xilliga uu dhacay furriinka ama kala tagga qoyska Xaawo intii ay ka hadleysay xaaladda ay ku kala tageen ninkeeda ayey tiri,”Ninkeyga waxa uu igu furay maxka madda dhexdeeda waliba aniga oo garab ka sugaya isaga”.

Khaliif oo ka war bixiyay sida uu furri inku u dhacay ayaa yiri, "Waxba kama jiraan in aan ga badha ku furay maxkam adda, gabadha waxa aan furay mar ay ilmaha la baxsatay oo ay sii socotay, garsooraha maxkamadda ayaa igu yiri gabadha ma furtay anigana waxa aan iri horay u furay haddana wey iga furan tahay”.

Waxa uu sheegay in Guriceel uu tag ay arrin maxkamadeed oo isaga dacwo lagusoo oogay, waxa uu sheegay in gabadhu ay ku dacweysay in uusan wa ligiis waxba siinin iyo in uu ka qaa tay lacag.

Xaawo Cabdullahi

Qoraalka sawirka, Xaawo Cabdullahi

Khaliif ayaa sheegay in furriinkooda uu salka ku hayo ilmaha ay la baxsatay inta aan lasoo qaban, hase yeeshee xilliga uu furriinku dhacayay uusan wax war ah ka heynin in gab adha loo heysto lacag deyn ah.

Waxa uu sii raaciyay in uu koomo galay xilligii uu maqlay in ilmaha ay la baxsatay Xaawo iyada oo ku wajahan Kenya isaga oo aan kawar heynin.

Waxa hadda la gudboon Khaliif ee xaaladda Xaawo ay ku sugantahay

Xaawo ayaa hadda weli xiran maada ama ay horay maxkamad ugu xukuntay xabsiga.

Khaliif oo dhankiisa aan weydiinnay waxa uu ka qaban karo kiiskan ayaa yiri, "Anigu hadda waxa aan hayaa ilmihii oo siddeed ah, waana xanu unsanahay, laftgeygu xaaladda ayaa ugu adag balse waan arki doonnaa sida ay wax noqdaan”.

Lacagta Xaawo lagu leeyahay ayaa lagu sheegay in kabadan konton kun oo dollar [50,000$], hase yeeshee waxa haatan muuqata in ay u keceen bulshada Soomaaliyed si wax looga qabto xaaladeeda caafimaad lagana caawiyo arrinta lacaga lagu leeyahay.

Xaawo waxay wali ku sugan tahay saldhi gga booliska ee magaalada Guriceel, waxaana la sheegay in boolisku u ogolaadeen warbaa hinta inay la kulmaan.XIGASHO:-BBC

Abiy Ahmed ‘oo weerar culus ku qaaday’ Isaias Afwerki

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ay aa lagu warramay inuu mada xweynaha Eritrea Isaias Afwerki ugu yeeray mid "neceb oo kasoo horjeeda” Itoobiya.

Warbaahinta YouTube-ka ee Anchor Media, oo si aad ah ugu dhow dowladda Itoobiya, ayaa ku warantay in Abiy uu arrintan soo hadal qaaday mar uu kul an la lahaa saraakiisha xisbigiisa Prosperity Party.

"Waxaa la ogyahay in Abiy Ahmed uu si ba’ an u dhaleeceeyay Madaxwe yne Isaias Afw erki intii lagu jiray shirkii madaxda sare ee Xisb iga Barwaaqo,” ayaa lagu yiri warbixinta.

Waxaa intaas dheer, Abiy ayaa laga soo xig tay isagoo leh, "Waxaan muddo dheer ka war qabay in Isaias uu haysto dareen ka dhan ah Itoobiya. Waxa aan rajaynayey horumar, laakiin mowqifkiisii Itoobiya-diidka ah ayaa wali taagan.” Intii uu socday dagaalkii dowladda fed eraalka Itoobiya iyo jabhadda TPLF, Abiy Ah med ayaa sheegay in waxa Erit rea ay u sam eysay Itoobiya markii talis ka ciidankeeda waq ooyi la weeraray, aaanu dal kale sameyn karin.

Hase yeeshee, ilo-wareedyo ayaa sheegay in xiriirka Abiy iyo Afwerki uu xumaaday markii dowladda Abiy ay magaalada Pretoria heshiis kula gash ay TPLF, taasi oo soo afjartay daga alkii labada sano socday.

Sida lagu heshiiyey, waxaa la filayey in ko oxda TPLF ay hubka dhigto, balse taasi ma dhi cin, iyadoo sida la sheeg ayo kooxda ay hay sato cudud ka kooban ugu yaraan 200,000 oo askari oo hubaysan. Dowladda Eritrea ayaa kooxda TPLF u aragta halis.

Sida la tuhunsan yahay, khilaafka u dhex eeya Abiy Ahmed iyo Isaias Afwerki (iyo guud ahaan Eritrea) ayaa cirka isku shareeray kadib markii Abiy Ahmed uu sheegay bishii October ee sanadkan uu sheegay inay tahay inay dekad ka helaan Badda Cas, si kasta oo ay ku tim aado.

Talaadadii toddobaadkii hore, Abiy Ahmed ayaa khudbad ka jeediyay baa rlamaanka Itoob iya. Waxa uu sheegay in hadalkiisa uu ula jeed ay inuu doo nayo in laga wada xaajoodo arri maha ku saabsan badda, islamarka ana aysan dowladdiisa damacsaneyn inay dagaal la gasho dal na.

Ka sokow Eritrea, hadalkiisa ayaa walaac ka abuuray dalalka kale ee deri ska ah qaarkood, sida Jabuuti iyo Soo maaliya.

Waxaa hadda jirta cabsi la dareemi karo oo laga qabo in dagaal uu ka dhex-qarxo Itoobiya iyo Eritrea.

Nin muddo lix bil ku dhex noolaa mool gudihiisa oo aan la fahmin iyo sida ay ku dhacday!

Mool ku yaalla magaalada Shanghai ayay il aaladiisu dhaadi waayeen nin muddo lix bilood ah ku dhex noolaa mid kamid ah jaranjarooyin ka hoostooda. Saxaafadda Shiinaha ayaa tebin aya sheekada da’yarkaas oo si raaxo leh isaga dhex noolaa jaranjaro hoosteeda oo ku taalla mool kamid ah kuwa ugu waaweyn Shanghai.

Moolashu inta badan waa meelo mashquul iyo ciriiri bada n, ilaaladuna qof kasta ma wada siin karaan dhugashadii loo baahnaa. Balse mu ddo lix bil inuu qof isaga dhex noolaado mool gudihiisa, waxay diraysaa sheeko kale!

Ninkan da’yarka ah ayaa maareeyey muddo lix bil inaan laga aqoonsan socotada caadiga ah oo uu isaga dhex jiro. Waxaa yaab leh inuu teendho yar oo uu dhex seexdo keensaday; wa xaa kale oo uu sameystay kuris iyo miis uu wax ku daawado. Wuxuuna muddadaas lixda bilood ah korontada ka isticmaalayay fiilo koronto kamid ah kuwa moolka!Muuqaal laga soo duu bay ayaa muujinaya ninkan oo si degani ku jirta isaga dhex nool jaranjarada hoosteeda oo aan wax dareen ah ku jirin!




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip