RW ku xigeenka dalka oo London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida

0
Monday November 20, 2023 - 12:35:55 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 53
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW ku xigeenka dalka oo London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida

    Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii loo sugi lahaa cuntada adduunka. Shirkan oo wada qabteen Dawladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada London kaga qeyb galay shirweynaha cunno yarida oo looga hadlayay sidii loo sugi lahaa cuntada adduunka. Shirkan oo wada qabteen Dawladda Soomaaliya iyo Ingiriisku waxaa isugu yimaadeen Dawlado, ururo caalami ah, saynisyahano, hay'ado iyo ganacsato si looga arrinsado dhibaatada cuntada adduunka. Raiisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay madasha ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la sameeyo qorshayaal looga hortagayo cunno yarida, Isagoo sidoo kale sharraxay dhibaatooyinka ay ka dhashay isbedelka cimilada oo ay kamid yihiin abaaraha, daadadka iyo cunno yarida.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip