Daawo : Messi Kuma Qurxoona Oohinta Iyo Guul Darada , Si Kal Iyo Laab Ah Ayuu U Ooyay Ka Dib Jabkii Copa America

0
Monday June 27, 2016 - 13:05:07 in Sports News by
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Messi Kuma Qurxoona Oohinta Iyo Guul Darada , Si Kal Iyo Laab Ah Ayuu U Ooyay Ka Dib Jabkii Copa America

    Chile ayaa Argentina kaga guuleystay Copa America oo ay isla gaareen rigoore tuurasho . Messi oo kulankaan dhigay wacdaro ayaa ugu dambyen qarankiisa waxa uu ka qasaariyay rigooradiisii uu laaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chile ayaa Argentina kaga guuleystay Copa America oo ay isla gaareen rigoore tuurasho . Messi oo kulankaan dhigay wacdaro ayaa ugu dambyen qarankiisa waxa uu ka qasaariyay rigooradiisii uu laaday

Ka dib dhacdadaas, waxaa la arkayay Messi oo ay oohinta ka dhamaatay intii Chile laadayeen darabdii guusha ,Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkas Messi

waa yaqaan sida loo ooyo





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip