
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA OKTOOMBAR 2023-KA
Golaha Wasiirada Xukuumadda oo Shalay meel-mariyey hindise sharciyeedyo
Golaha Wasiirrada XFS ayaa meel-mariyey Hi ndise Sharciyeedka Arrim aha Xajka iyo Xeer-ni daamiyaha Xuquuq da Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaad ka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa oo ay Shalay yeesheen.
Shuruucdan oo ay soo kala gudbiyeen Wasaaradda Caafimaad ka iyo Daryeelka Bulsha da; iyo Wasaaradda Diin ta iyo Awq aafta, ayaa mu hiimad gaar ah u leh xuje yda iyo daryeelka bukaa nka Soomaa liyeed.
Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaa raha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, ayaa si doo kale lagu soo bandhigay warbixinno kala duw an oo la xiriira amniga, dhaqaalaha, deyn-cafinta iyo aqoon-is-weydaarsiga istiraatiijiyadeed ee Gol aha Wasiirrada.
Golaha ayaa ugu dambeyntii bogaadiyey guu laha isbadaba joogga ah ee Ciidanka Qaranka iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee iskaashanaya ay ka gaarayaan dagaalka lagula jiro kooxaha Khaw aarijta ah.
Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la yee shay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS Md.Sh. Aadan Maxa med Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskii sa ku qaa bilay Safiirka Dowladda Turkiga Amb. Ibrahim M. Yagli.
Gud. Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa marka ho re Danji raha uga tacsiyeeyay qaraxii argagaxiso ee ka dhac ay Magalada Ankara.
Sidoo kale kulanka Guddoomiyaha iyo Safiirka ayaa looga hadlay taageerada Baarlamaanka So omaaliya, xoojinta xiriirka iyo wada shaqeynta Ba arlamaannada Soomaaliya iyo Turkiga.
Ugu dambeen Guddoomiyaha Golaha Shacab ka BJFS Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (M adoobe) ayaa ammaanay doorka Dowladda Turki ga ka qaadato ladagaalanka argagaxisada.
Maamulka G/Banaadir oo ku baaqay in loo diyaar garoobo xaaladaha ka dhalan kara Roobabka iyo El-Nino
Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir Ahna duqa M/Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Mad aale ayaa guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee maamulka gobolka Banaadir oo looga arinsaday arrimo dhowr ah oo la xariira amniga Caasimada, qaadashada kaarka Aqoosiga Qaranka, garab is taaga ciidanka dowladda iyo waliba roobaabka mahiig aanka ah ee la filaayo iney ka da’aan gud aha dalka iyo saadaasha El-Nino.
Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guduha Axmed Maca lin Fiqi, Maareeyaha Guud ee Hey’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka Cabdiweli Cali Timacade, Taliya ha Ho gaanka Xiriirka Bulshada ee Booliska Soomaaliy eed iyo gudoomiya asha degmooyinka iyo deega anada gobo lka Banaadir. Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka hadlay shirka ayaa sheegay in loo baahan yahay in loo diyaar garoobo Roobabka mahiigaanka ah ee la filaayo iney da’aan iyo saadaasha El-Nino, isagoona ugu baaqay Barakacayaasha iyo dadka ku hoos nool guryaha bur bursan iney feejignaan dheeraad ah muujiyaan.Yuusuf Madaale ayaa faray gudoomiyeyaasha degmooyinka, Culumada ,Ha y’adda heer Fiyo sha cabka intiisa kale iney qaat aan doorkooda xaalad walba oo ka dhalan karta Roobabka iyo dabeyla ha la saadaaliyay ee El-Nino.
Gabagabadii guddoomiyaha G/Banaadir ayaa magacaabay guddi heer gobol oo ka shaqeenaya u diyaar garowga xaaladaha ka dhalan kara saad aasha El-Nino oo cabsi badan ku beertay shacab ka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool xeeb aha iyo dhulka wabiyada ay maraan.
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray dega an uu ka socdo abaabulka la daga alanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo dardargelinayo howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa Shalay booqday deegaanka Qurac-madoobe oo lagu diyaariyay ciidamo ka tirsan xoogaga dib u xo reynta deegaanka.
Madaxweynaha oo la hadlay Cii danka u soo baxay ka qeybgalka howlagalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab ayaa ku bogaadiyay sida nafhurnimada leh ee ay ugu diy aar garoobeen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab oo dhibaato ku haaya degaan kooda.
Madaxweynaha waxaaa socdaalkan ku wehliy ay Gudoomiye Ku Xigeenka B/Hirshabeelle Md .Mahad Xasan Cusmaan, Taliyaha Guutada 3-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo Masuuliyiin kale.
Hanti-dhawrka oo awaamiir culus kusoo rogay shirkadaha
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Axm ed Ciise Guutaale ayaa soo saaray awaamiir cus ub oo ku socda shirkado kala duwan oo ku howlan dho ofinta biraha duuga ah Hanti-dhawrka ay aa waxa uu faray guud aha an shirkadaha dhoofiya bir aha duugga ah in aysan marna fasax u haysan qa adashada iyo dhoofinta qalabka yaal xarumaha warhadihii hore ee dalka iyo agabka ku jira dhulka hoostiisa.
Sidoo kale waxa uu ku wargeliyay shirkadaha ku hawlan dhoofinta, qodista iyo bur-burinta agab ka warshadaha dalka iney si deg-deg ah u jooj iyaan. "Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu ogaaday in shirkado iyo shaqsiyaad ka ganac sada biraha duugga ah (Scrap) ay qodayaan dhu lka xarumaha warshadaha kala duwan ee dalka qaarkood sida warshadda sifeynta batroolka ee ku taal duleedka Muqdisho ama ay dhoofinayaan agabka yaal xarumaha warshadaha iyo qalabka dhulka hoostiisa ku jira,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiiska Hanti-dhawrka Qaranka.
Waxa kale oo lagu yiri "Si waafaqsan Qodob ka 5aad (Sharci Lr. 14 ee 10/09/2023) Xafiiska Ha ntidhowrka guud ee JFS waxa uu masuul ka ya hay ilaalinta, baarista Hantidhowrka iyo kor joogt eynta hantida Qaranka.”
Xafiiska Hanti-dhawrka oo gudanaya waajibka as sharcigu saaray ayaa ku wargeliyay dhamaan shirkadahaas inay si deg-deg ah u joojiyaan arri maha ay ku howlan yihiin ee kamid yihiin dhoofin ta, qodista iyo bur-burinta agabka warshad aha dalka.Shirkadahaas fasax uma haystaan qaadashada iyo dhoofinta qalabka yaal xarumaha warshadaha dalka iyo agabka ku jira dhulka hoostiisa intaba,” ayaa sidoo kale lagu yiri awaamiirta kasoo bax day Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka.
Muxuu Mursal ugu diidan yahay Lafta-gareen muddo kororsigii uu Farmaajo siiyey?
Waxaa xoogeysanaya khilaafka ka taagan xilliga uu ku eg yahay muddo xileedka madaxwey naha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi casiis Laftagareen, waxaana is abaabulay mucaar ad xoog leh oo doonaya in deg deg doorasho loo qabto.
Xubnaha mucaaradka deegaanada K/Galbeed waxaa hoggaaminaya guddoo miyeyaashii hore ee baarlamaanka fede raalka Soomaaliya Maxam ed Sheekh Cis maan (Jawaari), Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo sidoo kale Madaxweyne ka soo noqday K/Galbeed.
Guddoomiye Maxamed Mursal oo wareysi siiyey BBC ayaa ku doodaya in sanadkii dheera adka ahaa ee madaxwe ynaha hadda xilka haya uu ku eg yahay dhammaadka bishaan 10-aad ee October.
Dhankooda xubnaha kale ee dowladda mad axweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dood aya in muddo xileedkoodu uu ku ekaanayo dha mmaadka sanadka dam be ee 2024-ka.
Garabka Laftagareen ayaa soo xiganaya he shiis uusan baarlamaanka ans ixin oo mideyn ayay doorashooyinka xeer federaal iyo heer gob olka ee Soomaaliya.
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shac abka Soo maaliya Maxamed Mursal She ekh Cabdiraxmaan ayaa la weydiiyay sab abta ay ku diidan yihiin muddo kordhintaan oo lamid ah tii uu sameeyay, isla marka ana uu hor boodayey xilligii dowladdii Far maajo.
"Madaxweyne Xasan Sheekh oo goobj oog ah ayaa lagu heshiiyey in doorashada la qabto dha maadka sanadkaan iyo bisha ugu horeysa sa nadka soo socda, heshii ska as sidiisii ayuu u jiraa, mana burburin,” ayuu yiri Mursal.
Xildhibaan Maxamed Mur sal wuxuu intaas ku sii daray in maalmo ka hor ay Madaxweyne Xasan Sheekh u sheegeen in Laftagareen uu ka baxay heshiiskii, maadaama uusan fulin qodobkii tilmaamayey in dagaal lagu qaado Al-Shabaab oo laga xoreeyo deegaanada K/Galbeed, si doorasho loogu qabto.
"Ma waxaan sugi karnaa sanad kale nin aan diyaar u aheyn inuu la dagaalamo Al-Shabaab? Madaxweynaha jamhuuriyaddu ma rabo inay wax qaldamaan, heshiiskii Baydhaba lagu gaarana waa sharci in la fuliyo,” ayuu yiri.
Mursal oo la weydiiyey wixii uu horay u samee yey ayaa ku dooday in xiligii uu guddoomiyaha ah aa uusan muddo kordhin u sameyn Madaxsweyne Farmaa jo, balse uu ku adkeystay in baa rlamaanka uu hoggaamiyo uu sii joogi doono ilaa inta laga soo dooranayo baarlamaanka kale.
Maxamed Mursal oo aad u taageersanaa Farmaajo, una sameeyey muddo kordhin u suurta geli weysay, weji gabax adagna kala kulmay, ay aa xiligaas kursi Xildhibaan ka soo qaatay Lafta gareen oo taageerada Farmaajo ay ka mideysn aayeen, laakiin Shalay waxay isku heystaan mud do kororsi uu Laftagareen quud-SSdareynayo.
Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dha awac ay aa ka dhashay qarax ka dhac ay degaanka Buu rane oo u dhow degmada Mahadaay ee G/Shab eellaha Dhe xe, kaas oo jugtiisa laga maqlay de gaannada u dhow dhow degaanka Buurane.
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa xilliga uu dhacayay waxaa degaanka Buur ane marayay Madaxwe ynaha dowlad G/ka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo kusii jeed ay degaanka Qurac Mad oobe.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Risaala u sheegeen in qaraxa uu ku dhintay hal Ruux oo Sha cab ah laba kalena ay ku dhaawacme en, kuwaas oo goobta mara yay xilliga uu qaraxa dhacayay.
laamaha Amniga Gobolka Shabeellaha Dhexe mas’uuliyiin katirsan ayaa Goobta tegay wallow aysan wax faah faahin ah ka bixin qaraxaas, wa xaana goobta uu qaraxa ka dhacay ay u dhow dahay degmada Mah adaay ee Gobolka Shabee llaha Hoose.
Booliska oo soo bandhigay dhacdooyi nkii ka dhacay Caasimadda 7baadkii la soo dhaafay
Afhayeenka ciidamada Booliska Soom aaliy eed oo xarunta taliska Ciidamada Boo liska shir jiraa’id ku qabtay ayaa warbaa hinta la wadaagay warbixin la xiriirta xaal adihii ugu dambeeyey ee ka dhacay M/Muqdisho.G/le Saadiiq Aaden Cali (Doodishe), Afhayeenka Ciiid amada Booliska ayaa warbaahinta la wadaagay dhacdooyi nka an, isaga oo sheegay in Septem ber 27, 2023-ka Khawaarijta ay miino dhaamish ah ay dhigeen guri uu leeyahay guddoomiye ku xigeenkii hore ee degmada Kaaraan, balse aysan geysan wax khasaare ah, iyada oo markii dambe Ciidamada amniga ay ku baxeen.
Afhayeenka ayaa sheegay in degmada Hal wadaag gaar ahaan waaxda Carta, ayaa Septem ber 29, 2023-ka uu ka dhacay shil gaari oo sa babay dhimashada Wiil yar, oo 7 jir ahaa, kaas oo lagu magacaabi jiray; Xasan Ibraahim Xuseen, is aga oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray gaariga oo ahaa nuuca dadweynaha ee loo yaqaan PL.
Ciidamada Booliska ayaa markii dambe ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan darwal kii waday gaariga, isaga oo afhayeenka xusay in uu hadda xiran yahay darawalka.
30 September 2023-ka hawlgal ay iska kaa shadeen qeybaha kala duwan ee Ciidamada, aya a laga fuliyey degmada Wa aber, waxaana gac anta lagu soo dhigay 40 kartoon oo ay ku jireen dhalooyin Khamri ah iyo dadkii lahaa.
Subaxnimadii hore ee October 1, 2023-ka wax aa Hoobiyaal lagu soo tuuray xaafadda Tarabu ush ee waaxda Timacade ee degmada Wadajir, iy ada oo halkaas khasaare ay ka soo gaareen lab qoysa, waxaana ku dhaawacantay 4 dumar ah iyo hal rag.
Isla maalintaas Ciidamada Booliska oo hawgal ka sameeyey degmada Wadajira ayaa ku guule ystay in ay gacanta ku soo dhigaan, eedeesane Cabdulqaadir Maxa med Afrax oo ahaa furo ha yihii xabsiga Booliiska Degmada Beledweyne, kaas oo maxaabiis ka baxsatay xabsiga darteed uga soo baxsday Magaalada Beledweyne.
3 October 2023-ka degmada Waaberi gaar ah aan laanta Horseed ayaa mid ka mid ah muruqm aal ka shaqeenayey guri dabaq ah oo dhismihiisa socday ka soo dhacay, kaas oo geeriyooday,
C BS ayaa ku guuleystay inay kiiskaan ku wareej iyaan Maxkamadda
. Ciidanka Xoogga oo SH/Dhexee ka fuliyay howlgal lagu sifeynayo khawaareijta
Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Sh/ Dhexe iyo kuwa madaniga ah ayaa howlgal lagu sifeynayo khawaarijta ka fuliyay aagga deegaan ka Ciid-Ciidka oo hoostaga deegaanka Cali Fool dheere.Ciidanka Xoogga ee ka howlgala deegaan ada u dhaxeeya Alkows at iyo Cali Fooldheere ayaa warku intaa ku da ray in howlg aladii ugu dambeeyay ay ku dilee 20 ka tirsan kooxaha na bad diidka ah.
Taliyaha ciidanka hal qof iyo hal rasaas Cali Cab di Ciise ayaa sheegay in lagu guuleystay burb uri nta saldhigyada khawa arijta ay ku lahaayeen dhu lka howdka ah ee deegaanka Ciid-Ciidka.
Tiro aad u badan oo khawaarij ah ayaa lagu dil ay dhulka howdka ah ee ku dhow wabiga Shabe elle,kadib markii ay isku dayeen in ay ka soo talla abaadan halkaasi.
Dhacdo argagax leh: Nin oday ahaa oo lagu daldalay degmada Deyniile
Dadka ku nool xaafadda Bangala ee degmada Deyniile ayaa Shalay la kulmay dhacdo argagax leh, kadib markii ay arkeen nin oday ah oo ka lul anaya geed Qurac ah oo xaafadda ku dhex-yaa lla.
Inkastoo aan weli la aqoonsan ehelka ninkaan, hadana dadka xaafad aas ku nool waxay sheegeen inay arki jireen subax kasta isa ga oo aala-miiteynaya oo wata dharka jimicsi ga ee Sports-ka.
Waxaa la kala xaq iiji waayey in ninkaan la daldalay iyo in isa go uu is daldalay, waxaa Shalay la arkay isagoo qoorta xarig ugu jiro oo geed weyn ka lulanaya.
Sidii ay dadka xaafadaasi ku yaqaan een, smarxuumka ayaa watay dharkii aalam iitada ee subax kasta ay ku arki jireen, isagoo dhex ordaya xaafadda Bangala ee degmada Deyniile.
Shacabka xaafadaas oo dhan ayaa isku soo baxay, waxay u yeereen booliska oo meydkii ka furay geedka, balse lama kala xaqiijin weli in la dilay iyo inuu is dilay.
Waa dhacdo xanuun badan oo dadka xaafa daas ku nool ay aad uga naxeen, maadaama ay subax kasta arki jireen nin kaan odaga ah oo xaa fadda dhex lugeyna ya ama ordaya, si uu jimicsi u sameeyo.
Boolisku weli sooma saarin natiijada baaritaan adii la sameeyey, sidoo kale ma jirin qof ehelkiisa ah oo yimid goobta, intii la dul dhoobnaa meydka.
In la arko meydka qof la daldalay ama is-dald alay kuma cusba Soomaaliya, dho wr goobood ay aana horay loogu arkay dhacdooyinka noocaan ah, balse inta bad an dadku ayaga ayaa is dilay, kadib markii ay xamili waayaan mowjadaha duru ufaha ku qabsada dunida.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tunisia iyo Maraykanka
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya ee Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tun isia iyo Maraykanka ee Ethiopia.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Sooma aliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Ma xamed Warfaa ayaa kula mo miro dhal ah Addis Ababa kula yee shay safiirada dalalka Tunusia iyo Maray kanka ee dalkan Ethiopia, waxayna ka wa da hadleen xoojinta xiriirka ka dhexeeya Sooma aliya iyo dalalkaas. Ambassador Abdelhamid Gharbi oo ah safiirka Tunusia ee Ethiopia ayaa sheegay in Dawladdiisu ay diyaar u tahay garab istaagga Soomaaliya, isagoo tilmaamay in ay Dawladda Soomaaliya ugu deeqayaan fursado deeqo Waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
Dhanka kale Ambassador Warfaa waxa uu kulan baaxad weyn la qaatay ku simaha Danjir aha Maraykanka ee dalka Ethiopia Mudane Mika el Cleverley, iyagoo isku afgartay in Dawladda Maraykanku ay sii xoojiso wada shaqaynta iyo ga rab istaaga ay la leedahay Jamhuuriyadda Soo maaliya.
Masaajidka Carabta Magaalada Jowhar Oo Dib U Dhis Casri Ah Lagu Sameeyay
Munaasabadan si weyn loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay masjidul Nuur ee xaafada Horseed Ex Masjidka Car abta ayaa Shalay lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle
Daahfurka Masjidkan ayaa wax aa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay maam ulka gobolka Sh/ dhexe, degmada Jowhar culuma a’udiin, iyo dadweyne faro badan.
Ugu horeyntii waxaa ka warbixi yay dhismaha masjidkan Maxamuud Maxamed Nuur Baarqab ayaa ka warbixiyay qeybaha kala duwan ee masjidka uu ka kooban yahay iyo qarashka ku baxay.
"Masaajidka waxa uu ku fadhiyaa afar boos oo min 15 mitir ah, waxaana ku tukan jirtey 625 qof, balse hadda waxaa lagu kordhiyay labo da baq, qeybta hoose waxaa ku tukan karta 595 qof iyo barxad ay ku tukan karto 295 qof iyo qeybta dumarka ay ku tukan karto 250.”ayuu yiri Inj Baarqab.
Isagoo ka hadlayay Injineer Baarqab qarashkii ku baxay masjidkan oo ay dad muxsiniin ahi ska soo ururiyeen ayuu sheegay inay gaareyso 461,832,000 dollar.
Munaasabadii furitaanka masjidka ayaa waxaa ka hadlay culumaa’udiin faro badan kuwaasoo ka hadlay fadliga uu leeyahay dhisida masjidka.
Ugu dambeyntii waxaa ka hadlay muna asa badan oo xariga ka jaray dhismaha masjidkan Gu ddoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Sh/ dhexe Maxamed Cabdi Sheekh iyo guddoomiya ha degmada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar waxayna u mahadceliyeen muxsiniintii ka qeybq aadatay dhismaha masjidkan.
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay waxaa maga alada Jowhar dib u dayactir lagu sameeyay qaar kamid ah masaajidyada ugu waaweyn sida mas jidka Alxarameyn oo ku yaal suuqa xaafada Hanti wadaag, ,masjid Bilaal oo ku taal Baryare iyadoo haatana heer gabagabo ah uu marayo masjid ku yaal xaafada Kulmis ee magaalada Jowhar.
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa Shalay lagu soo dhaweeyay magaalada caasinadda ah ee Muqdisho.
C/qaadir Firdhiye oo duhurnimadii Shalay ka soo duulay magaalada Laascaa nood waxaa garo onka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi isu gu jira xildhiba ano labada aqal ah, wasiiro, saraakiil ciid an iyo qeyba ha kale ee bulshada.
Xubnaha soo dhaweey ay waxaa hormu ud u ah aa wasiirka arrimaha gud aha Soom aaliya Axmed Macalin Fiqi, waxaana in ta asi kadib loo galbiyay halka loo diyaariyay wafdigan.
Hoggaamiyaha SSC Khaatumo oo magaalada Muqdusho ku yimid casuu maada ra’iisul wasa araa dalka ayaa kula ma kala duwan la qaadan doona madaxda sare ee dowladda oo uu ugu hor eeyo ra’iisul wasaare Xamze Cabdi Baree.
Waxa uu sidoo kale la kulmi doonaa Beesha Caalamka gaar ahaanna Hay’daha Qaramada Mi doobay iyo Deeq-bixiyaasha ku sugan Muqdisho.
Waxa uu kala hadli doonaa Arrimaha Mashaarii cda Horumarinta iyo Gargaarka bini’aadanimo isla markaana wuxuu ka dalban doonaa Hay’adaha kala duwan in ay ka hawl-galaan Gobollada SSC-Khaatumo.
Muqdisho: Wiil Dabaq isaga soo tuuray halis uu ka cararayey oo geeriyooday
Hotel ku yaalla degmada Wadajir ee magaala da Muqdisho, gaar ahaan waaxda 1aad ee Jen. Daa’uud waxaa Shalay ka kacay dab xoog leh, kaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.
Nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dad kii deganaa ho telka ayaa la sheegay inuu is ka soo tuuray Dabaqa sare ee Hotelka, ka dibna uu ge eriyooday Dabka ka kacay Hotelkaas oo lagu ma gacaabo Himilo ayaa geystay kkasaare culus, ma rkii laga soo tago dhimashada ninkaan, waxaa jira dhaawacyo soo gaaray dadka qaar, halka alaabi hii yaallay hotelka ay wada gubteen.
Wiilka geeriyooday ayaa isku dayey inuu nafti isa badbaadsado, markii uu sii xoogeystay dabku, balse jug culus ayaa ku dhacday, maadaama uu iska soo tuuray qeyb sare.
Nafta ayaa deg deg uga baxday marxu umka, waxaana la sheegay in la aqoonsa waayey ehelk iisa, banaanka Hotelka ayuu muddo yaalay meyd ka marxuumka.
Halgan adag kadib, markii la demiyey dabkaas waxaa la sheegay in dhaawa cyadii ka dhashay iyo meydka wiilka iska soo tuuray Dabaqa loo qaa day isbitaalka Madiina.
Waa qofkii labaad oo aan la aqoonsan oo Sha lay ku geeriyooday Muqdisho, nin kale oo oday ah ayaa Shalay markii waagu beryey meydkiisa lagu arkay xaafadda Bangala ee degmada Deyniile, isagoo daldalan oo geed ka lulanaya.
Inkastoo aan weli la aqoonsan ehelka ninkaan, hadana dadka xaafadaas ku nool waxay sheege en inay arki jireen subax kas ta isaga oo aala-mi iteynaya oo wata dhar ka jimicsiga ee Sports-ka.
Waxaa la kala xaqiiji waayey in ninkaan la daldalay iyo in isagu uu is daldalay, wax aa Shal ay la arkay isagoo qoorta xarig ugu jiro oo geed weyn ka lulanaya.
Sidii ay dadka xaafadaasi ku yaqaan een, mar xuumka ayaa watay dharkii aala miitada ee subax kasta ay ku arki jireen, isagoo dhex ordaya xaaf adda Bangala ee degmada Deyniile.
Shacabka xaafadaas oo dhan ayaa isku soo bax ay, waxay u yeereen booliska oo meydkii ka furay geedka, balse lama kala xaqiijin weli in la dilay iyo inuu is dilay.
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo Si Weyn Ugu Dhaliilay Ruto U Magacaabida Safir Somaliland
Xildhibaanka laga soo doorto Waqooyiga Wajeer kana tirsan xisbiga UDA Ibraahim Saney ayaa ku dhaliilay madaxweyne Wil liam Ruto u magacaa bida safiir maamulka la magac baxay Somaliland.
Ibraahim Saney ayaa ku eede eyay Ruto go’aanka isagoo she egay in arrintani ay saameyn xun oo fog ku yeelan doonto xir iirka ay Kenya la leedahay Soomaa liya.
Somaliland, ayuu sheegay in aysan weli aqoo nsan Qaramada Midoobay, is la markaana go’aan ka uu qaatay Ruto uu ka dhigan yahay inay ku dhawaaqeen inaysan saa xiib la ahayn dalka ay jaarka yihiin ee Sooma aliya.
Waxa uu ka digay in dowlada Soomaa liya ay si adag uga jawaabi karto go’aanka uu qaatay Ru to ayna keeni karto qalqal siyaasadeed.
"Waxaan ka baqayaa in waxa ugu horreeya ee Soomaaliya ay uga jawaabi karto talaabadan uu qaaday Ruto ay noqon doonto in gebi ahaanba la joojiyo Qaadka Miira-ga ee la geeyo Soomaal iya.”ayuu yiri Saney oo wareysi siiyay wargeyska The Star ee dalka Kenya.
"Waxay u arki doonaan arrintan mid meel-ka-dhac ku ah madax-bannaani deeda,” ayuu u shee gay Star.
Saney ayaa sheegay in safiir loo diro gobolka ay la mid tahay in loo aqoonsado maamul ka soo horjeeda sharciga caala smiga ah.
4-tii Oktoobar, Madaxweyne William Ruto ayaa u magacaabay Cabdi Weli Xuse en inuu noqdo safiirka Kenya ee Soma liland.
Saney oo hadalkiisa sii wata ayaa ku dooday in Kenya aysan waxba ka faa’iidi doonin arrintan balse taasi badalkeeda ay u taagan tahay guul darro.
Waxaan leenahay awood aad u weyn oo aan ku ganacsan karno Soomaal iya…waa dowlad ay tahay in aan taage erno gaar ahaan marka ay ku biireyso EAC, waa mid aan laga faa’ideysan”ayuu yiri Xildhibaanka.
Si kasta ha ahaatee dowlada Soomaal iya ay aan weli wax hadal ah ka soo saarin talaabada uu qaaday Madaxweynaha dal ka Kenya ee uu safiir buuxa ugu magaca abay Maamulka Somaliland
Dowlada France oo qaaday talaabo cusub oo ka dhan ah Xijaabka haweenka
Ciyaartoyda Faransiiska ayaa laga Mamnuu cay Xijaabka haddii ay rabaan inay ka qayb gal aan ciyaaraha Olombikada xagaa ga soo socda. Iyadoo la raacayo shuruucda kale ee dalka u degsan ee ku saabsan cilmaaniyadda oo ay ka mid yihiin mamnuucista xir ashada Cabaayada ee goobaha waxbarashada, dhammaan ka qeyb galayaasha wafdiga Faransi iska ayaa laga mamn uucay xira shada xija abka in ta lagu guda jiro ciyaar aha 2024-ka.
Dawladda Farans iisku waxay ka soo horjee da a muujinta calaamadaha diinta inta lagu jiro dha cd ooyinka isboortiga.
Wasiirka ciyaaraha Faransiiska, Amélie Oud éa-Castéra, ayaa ku dhawaaqay go’aankan sida laga soo xigtay France24.
Go’aanka, sida uu sheegay wasiirka ciyaara ha Faransiiska, macnaheedu waa "dhex dhexaadnimo buuxda oo dadweynaha ah”, inka stoo aan meel kasta laga soo dhaweyn.
Faransiiska ayaa sanadahan dambe la soo ba xay siyaasad ka dhan ah muslim iinta dalkaas iyo guud ahaan diinta Islaamka, taasoo ka careysii say muslimiin badan oo caalamka ku baahsan.
Dhallinyaro Soomaali iyo kuwo kale oo lagu qabtay Ka-Ganacsiga Mukhaadar aadka
Booliska dalka Finland ayaa soo bandhigay shabakad dembiilayaal caalami ah oo lagu tuh unsan yahay inay dalkaasi soo geliyaan, kana ganacsadaan noocya da kala duwan ee maan-dooriyaha (Mukha adaraad ka).
War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in 30 dembiile oo ka soo jeeda 10 waddan in loo xiray ganacsiga daroogada, halka ay booliska Finland ku raad joogaan 17 eedeysane oo baxsad ah.
Booliska dalka Finland waxay kaloo shaac iyeen inay muddo dhowr bilood ururi nayeen warbixino sirdoon, taasi oo saha shay inay eede ysanayaashaasi ku qabtaan 100 Kiilo garaam oo daroogo ah iyo lacag kaash oo dhan 240,000 oo Euro (€240,000) oo u dhiganta 252,000 oo US Dollar ($252,000)
Warbixinta baarayaasha boliska Finland waxaa lagu xusay inay dembiilayaasha u adeegs adeen gawaarida xamuulka inay ku soo daabula an in ka badan 300 Kiilo garaam ee daroogada nooca halista ee Kokaa’iin (Cocaine), xashiish iyo kaniiniga noocyada amphetamines iyo ecstasy pills .
Dhanka kale, eedeysanayaasha lagu qabtay hawlgalka ka dhacay dalka Finland waxaa la she egay inay ka soo kala jeedaan dalalka kala ah:
1- Sweden,
2- Somalia,
3- Serbia,
4- Norway,
5- Iraq,
6- Ukraine,
7- Kosovo,
8- Türkiye
9- Finland iyo
10- The United Kingdom (UK).BU
Xigasho:-allbanaadir.org
Madaxweyne Ruto oo Deyn hor leh ka dalban aya Shiinaha kaddib hakad galay mashaariicdii…
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u safri doona dalka Shiinaha dabayaaqada bishan si uu u raadiyo lacag dhan $1bilyan oo doolar oo amaah ah si uu ugu bixiyo mashaariicda wadd ooyinka ee istaagay, ku xigeenkiisa Rigathi Ga chagua ayaa sidaas sheegay.
Gachagua ayaa u sheegay ida acada Inooro FM ee ku hadasha afka maxaliga ah in qandaraasley aal badan ay ka tageen mashaariic dalka ka socday maadaama aysan helin qarash aadkii ay ku shaqayn lahaayeen.
Waxa uu sheegay in iyadoo Kenya uu shiinuhu ku leeyahay deymo badan, hadana madaxweyna ha uu weydiisan doono $1bn oo dheeri ah isagoo doonaya in muddo dheer lagu bixiyo lacagtii hore loogu lahaa.
Waxa uu sheegay in madaxwaynuhu uu Shi inaha u sheegi doono "waan ognahay in aad lac ag nagu leedihiin, ma wada hadli karnaa si aad wakhtiga noogu kordhisaan, si tartiib-tartiib ah ayaanu u bixinaynaa, oo mana noogu dari kart aan deyn dheeraad ah oo aan waddooyinka ku dhameys tirno?”.
Shiinuhu waxa ay Kenya ku leeyahay in ka badan $8bn oo deymo ah oo inta badan lagu he shiiyey dowladdii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Uhuru Kenyatta oo loogu talagalay mashaar iicda kaabaya asha dhaqaalaha.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka hadlay qar ashaadka xad-dhaafka ah ee madaxda dowladda, isagoo sheegay inay tahay sababta uu madaxwe ynuhu u amray in la hakiyo safarrada dibadda.
Horaantii todobaadkan ayay ahayd markii ma daxtooyadu ka mamnuucday saf arada aan muhi imka ahayn ee ay dalka dibadiisa ugu baxayaan masuuliyiintu si ay kharashaadka u dhimaan, wa xaana ay ku amartay dhamaan wasaaradaha in ay dhimaan miisaaniyada sanadka soo socda 10%.
Dowladda ayaa lagu eedeeyay khara shaad aan loo baahnayn iyadoo dad bad an oo Kenyaan ah ay ka cabanayaan sare u kaca maciishada iyo canshuur kordhinta ay dowladdu samaysay.
Putin oo ‘si yaab leh iskaga duway’ shilkii uu ku dhintay madaxii Wagner ku dhintay
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa she egay in bur-burka diyaaraddii uu ku dhintay ma daxii ciidamada Wagner, Yevgeny Prigozhin aysan ku soo dhicin fara-gelin dibadda ah.
Waxa uu ka dhawa ajiyay inay saba been bam gacmeed ka qar xay gudaha diyaarad da, balse uusan aheyn gantaal lagu soo riday diyaaradaasi, sida uu had alka u dhigay.
Putin ayaa ayaa sidoo kale xusay in madaxa guddiga baaritaanka ee Ruushka ay xaqiijiyeen in raadadka walxaha qarxa laga helay meydadka dadkii ku dhintay shilkaasi bishii August.
"Ma jirin wax saameyn ah oo dibadda ah oo ku yimid diyaaradda, tani mar horeba waa xaqiiqo la sameeyay,” ayuu yiri Putin, oo u muuqda mid meesha ka saaraya sheegada Mareykanka oo rumeysan in diyaraadda lasoo riday.
Diyaarada gaarka ah ee Embraer jet oo uu Prigozhin ku socdaalayay Saint Petersburg ayaa ku bur-burtay waqooyiga Moscow, waxaana ku dhintay dhamaan 10-kii qof ee saarnaa 23-kii Au gust. Putin ayaa markaas ballan-qaaday in baari taan lagu sameynayo dhacdadaas, isaga oo Prig ozhin ku qeexay ganacsade xirfadle ah oo uu garanayey tan iyo sag aashamaadkii. Sidoo kal ena ku tilmaamay inuu ahaa nin khaladaad sam eeyey balse "ku guuleysta natiijooyin la taaban karo.”
Si kastaba, Xaaladda shilkaas oo galaaftay no losha qaar ka mid ah dadkii ku dhowaa Prigozhin, ayaa markaas dhalisay hadal-hayn caro leh oo ku saabsan suurta-galnimada ah in khaarajiyey.
Ciidamada Mareykanka oo soo riday diyaarad Turkigu leeyahay
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Kha miistii soo riday diyaarad aan duu liye la socon (drone) oo Turkiga leeyahay, taasi oo loo arkay in ay halis ku tahay ciidamada Mareykanka ee Syr ia, waxaa sidaas sheegay Pentagon-ka.
Soo-riditaanka ayaa yimid xilli Turkiga uu beegsanayey xoogagga Kurdish-ka ee Sy ria, taasi oo ka dambeysay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Ankara, oo ay sheegatay kooxda PKK.
Ciidamada Mareykanka ayaa arkay diyaarad aha drone-ka oo fulinaya duqe ymo subaxnimadii hore ee Khamiistii, oo qaarkood ku sugnaa "aa gga howlgallada ka xaddidan” (ROZ) ee u dhow Hasakeh, oo qiyaastii hal kilo mitir u jira ciidam mada Mareykanka, ayuu afhayeenka Pentagon-ka, Brigadier General Pat Ryder u sheegay suxufiyiinta.
Saacado kadib, diyaarad drone oo Turkish ah ayaa kusoo laabatay aagga ROZ, waxayna usoo dhaqaaqday dhanka ciidamada Mareykanka, inkasta oo ay jireen wax saraakiisha Mareykanka ay ugu yeereen tobaneeyo baaq oo loo diray dha nka militariga Ankara.
Ryder waxa uu yiri "Taliyayaasha Maraykanku waxa ay qiimeeyeen… diyaa radda, oo markan wax ka yar nus kiilomitir u jirta ciidamada Maray kanka, in ay tahay halis.”
"Kadib diyaarad Mareykan oo F-16 ah ayaa si is-difaac ah usoo rid day diyaaraddii drone-ka,” ayuu yiri.
Xoghayaha difaacca Mareykanka Lloyd Austin ayaa Khamiistii la hadlay dhiggiisa Turkey Yasar Guler, isaga oo ku booriyey "in la qaboojiyo xiisa dda waqooyiga Syira, iyo muhiimadda in si adag loo ilaaliyo qawaaniinta isku dhacyada iyo isgaa rsiinta iyada oo loo marayo hab milatari ka militari ah,” ayuu Ryder ku yiri war-saxaafadeed.
Wasaaradda difaaca Turkey ayaa xaqi ijisay wada-hadalka labada mas’uul, ayada oo sheeg tay in laba sarkaal ay ka wada-hadleen "dhacoo yinkii ugu dambeeyey ee Syria.”
Mareykanka ayaa waxaa Syria ka jooga qiya astii 900 oo askari oo qeyb ka ah dada allada caal amiga ah ee lagula dagaala mayo kooxda Daa cish.
Ku dhawaad 50 qof oo Rayid ah oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday Ukraine
Saraakiisha dalka Ukraine ayaa sheegay in 49 qof lagu dilay Duqeyn ay Milliteriga Raashiya Shalay ka geysteen Tuullada Hroza oo ku taallaGobalka Kharkiv ee W/Bari ee dalkaasi.
Sawiro la soo dhigay Bar aha Bulshada ayaa muujina yo maydad daadsan Tuullada la duqeeyey ee Hroza oo 50 KM u jirta Xuduudka Ukraine la wadaagto Raashiya.
Qoraal uu Madaxweynaha dalka Ukra ine, Volodymyr Zelenskyy soo dhigay Barta Telegram ayuu ku sheegay in Duqeynta lala beegsaday Ba khaar Cunto iyo Kaf ateeriyo.
Dhanka kale, ugu yaraan 6 qof oo ay ku jirtay Gabar yar ayaa ku dhaawacmay Duq eyntaasi, halka Wiil 6 jir ah ka mid ahaa dadkii ku dhintay Duqeyntaasi.
Si kastaba, Baaritaano Hordhac ah ayaa wa xay muujinayaan in Gantaalka Iskander missile ay Milliteriga Raashiya u adeegsadeen Duqeynta la gu hoobtay ee Shalay ka dhacday dalka Ukraine.
MUXUU YAHAY DAHABKA LAGU QABTAY GABADHA "SOOMAALIYEED" EE LAGU XIRAY HINDIYA?
Haweenay Soomaaliyeed ayaa la soo werin ayaa in Axaddii lagu xidhay Garoonka Diyaara daha ee Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya, ka dib markii lagu soo eedeeyay in ay si qarsoodi ah u soo galisay dalkaas 3.4 kilo oo dahab ah oo qiimihiisu gaadhayo 29 Milyan oo Shilinka dalka Kenya ah ($195,747.55).
Gabadhan oo aan magaceeda kusoo koobey no Sahra, ayaa wararku waxay sheegayaan inay tahay Soomaalida Kenya.
Soomaali badan ayaa la sheegay inay dahab ka cayriinka ah u iibgeeyaan dalkaas Hindiya, halkaasoo kaddib laga sameeyo dahabka ay xirta an hablaha sida dhegaha, katiinadda, faraantiga iyo jijimanka.
Lama oga xaddiga dahabka ee guud ahaan la geeyo Hindiya, iyo in Soomaalida ay gudaha Ke nya uun ka dhoofiyaan dahabkan, iyo inay jiraan dad kale oo gudaha Soomaaliya ku sugan oo dah abka u iibgeeya Hindiya.
Maxay ka yidhaahdeen warbaahinta Hindiya dhacdadan?
Laamaha sirdoonka hawada ee Hindiya (AIU) ayaa sheegay in haweeneydaasi ay dahabka ku qarisay dharkeeda hoose, ayna ka dhoofeysay garoonka, markii la qabtay.
Saraakiisha Hindiya ayaa sheegay in haweenayda oo reer Nayroobi ahayd ay qab teen kaddib markii waaxda sirdoonka ee garoonka diyaa radahu ay ku qabteen meel u dhaw albaabka laga baxo ee garoonkaas, xilligaas oo ay ka soo gud ubtay baadhisihii albaabbada gudaha ee gar oonka.
Haweenaydan ayaana la sheegay in ay wada tay baasaboorka UK. "Waxay haysatay baasa boor ay bixisay Boqortooyada Ingiriiska iyo Waqo oyiga Ireland, kaas oo shaqaynayay ilaa 2032. Waxay ka timid Nairobi yaa oo qorshaheeda soc od ahaa Mumbai ayna soo gaadhay 30-kii Seb tembar," ayay sarkaal dhanka cashuuraha ah ka soo xigteen warbaahinta Hindustan Times.
Saraakiisha Kastamka ayaa soo ogaaday 17 EEG-BOGGA6AAD
KA YIMID BOGGA 5AAD
MUXUU YAHAY DAHABKA LAGU QABTAY GABADHA "SOOMAALIYEED" EE LAGU XIRAY HINDIYA?
wax oo dahab ah oo ka mid ah dahabkii ay wada tay ayna ku soo dhex qarisay dharka ay xidhato, halka inta kale ay shandaddeeda iyo meelo kale ku soo qarisay.
Kiilada dahabka ah ayaa laga heli karaa ku dhawaad 5,4000 oo dollar ah. Sida laga soo xig tay warbaahinta Hindiya, haweeneydan ayaa lagu hayn doonaa muddo 14 maalmood ah iyadoo mas'uuliyiinta ay baadhayaan sida uu ku dhacay qorshahan tahriibinta dahabka ahi
Waxa la rumaysan yahay in ay qayb ka tahay shabakad weyn oo ka ganacsata dahabka kuw aas oo ka dhisan Mumbai, meeshaas oo ay sa raakiisha cashuuraha dawladda Hindiya aamm insan yihiin in ay tahay xarun si sharcidarro ah dahabka uga ganacsata, sida ay baahinayaan warbaahinta Hindiya.
Bishii April ee sanadkan, sagaal dumar ah oo Kenya ka tegay ayaa lagu xidhay garoonka diya aradaha ee Mumbai, kaddib markii ay isku day een inay ka dhoofiyaan dahab qiimihiisu yahay Sh156.4 milyan oo lacagta Kenya ah.
Sida ay sheegayaan wararku ugu yaraan 640 kiilogaraam oo dahab ah oo qiimahiisu yahay ku dhawr boqol oo kun oo dollar (Rs 360 crore) ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha.
Kooxaha sida sharcidarrada ah dahabka u keenaya ayaa la sheegay in ay dumar ajaanib ah u adeegsadaan in ay dahab ku soo galiyaan dalkaas.
Muxuu ka qabaa sharciga Hinidya arrintan?
Sida uu qabo sharciga Hindiya, waa dembi in si qarsoodi ah dahabka loo qaato.
Dembiyada iyo qodobbada ciqaabtu waxay dhigayaan dalkaas "in dadka ku lugta leh tahriibinta iyo hababka kale ee soo dejinta iyo dhoofinta, iyo ku xadgudbidda waxyaalaha la mamnuucay ama kuwa ujeeddadoodu tahay inay ka baxsadaan waajibaadyada dawladda waxay mutaysanayaan tallaabo ciqaab ah oo culus sida uu dhigayo Xeerka Cashu uraha.”
Sida oo kale sharciga dalkaa ayaa dhigaya alaab ta iyo hantida la qabto xilli ay ahayd sharci darro habkii lagu keenay ama lagu soo iibsaday in dawl addu la wareegi karto, waxaana lagu soo rogi ka raa ganaaxyo culus cid kasta oo ku lug leh dhac adadaas.
Hindiya ayaa ka mid ah dalalka sida shar cidarrada ah dahabka lagu geeyo iyada oo hor ena ay dhawaan ahayd markii dalkaasi qabtay dhab si dharcidarro ah la isku deyey in si dibl omaasiyadeed loo dhaafiyo waaxaha baadhista oo garoonka diyaaradaha lagu qabtay.
XIGA SHO:-BBC
SIDA UU BARNAAMIJKA CODKA LAGU BEDELO EE TIKTOK U HURINAYO DAGAALKA
Olole loo isticmaalayo garaadka macmalka ah oo loo ekeysiinayo Cumar al Bashiir, hogaamiyihii hore ee Sudan ayaa barta TikTok ka helay bo qolaal kun oo daawasho, kaasoo jahawareer xa gga internetka ah abuuray dalkaas uu dagaalka sokeeye halakeeyey.
Akoon aan la shaacin cidda ku qoran ayaa tan iyo bishii Agoosto soo ga linayey wax la gu sheegay in uu yahay "duubitaan la soo dusiyey” kaasoo ah madaxweynihii hore. Kanaalka ayaa soo dhigayey qaybo gaagaaban – laakin codku been abuur ay uu ahaa.Al Bashiir oo lagu eedeeyey inuu aba abulayey dambiyo dagaal, milaterigana uu xuku nka ka tuuray 2019, ayaa fagaarayaasha lagu ar kin muddo sannad ah, waxaana la rumaysan ya hay inuu aad u xanuunsanayo. Wuxuu beeniyey inuu galay dambiyo dagaal.
Arrimaha aan la garanayn ee ku gadaaman halka uu ku dambeeyo ayaa hubaal la’aan sii gel iyey dalkaas xasaraddu ka taagan tahay, ka dib markii bishii Abriil uu dagaalka ka dhex qarxay mil ateriga iminka xukunka haya iyo kooxda miliish iyada ah ee xoogagga taageerada degdegga ah.
Ololayaasha noocan oo kale ah ayaa ah ku wo muhiim ah, ayagoo muujinaya sida qalab kan oo kale uu si raqiis ah oo dhakhsiyo leh ugu dhex faafin karo macluumaadka been abuurka ah bara ha bulshada sida ay sheegayaan khubarada.
"Sida dimoqraadiyada ku dhisan ee loo heli karo fiidiyow iyo cod aad u horumarsan, iyo tikno loojiyada wax looga beddelo fiidiyowga ayaa we lwel igu beeray” ayuu yiri Hany Farid oo cilmi baa ris ku sameeya baaritaanka dhigitaalka ee jaamac adda California, Berkeley.
"Jilayaasha aadka u horumarsan ayaa in mudo ah ka shaqaynayey inay xaqiiqda wax ka beddela an, laakin iminka qofka caadiga eel eh waayo ara gnimo yar oo la xiriirta farsamada, amaba aan lah ayn, wuxuu si sahlan oo degdeg ah u abuuri kar aa macluumaad been abuur ah”.
ninka calanka Soomaaliya ku tilmaamay 'asta an shaydaan'?4 Oktoobar 2023
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Duubitaannadaas ayaa la soo dhigay kanaal la yiraahdo codka Sudan. Waxyaaba ha la soo dhi gay ayaa u muuqda kilibyo hore oo laga soo qaatay shi rar jaraa’id intii uu socday inqilaab kii dhiciso obay, warbixinno akhba areed, iyo dhowr "duubitaan oo la soo dus iyey” kuwaasoo dham aantood loo nisba ynayo Al Bashiir. Waxyaabah aas barta la soo dhi gay ayaa intooda badan loo ekeysiiyey in laga soo qaaday kulan ama wada hadal telefoon, guux ayaana ku furan sida laga filan karo telefoon khadki isu xun yahay.
Si loo hubiyo asal aha anshaha, waxaan mar ka hore la tashanay koox khu baro ku ah arrimaha Su dan oo ka tirsan qaybta la socodka wararka ee BBC. Ibrahim Haithar ayaa noo sheegay inay u badan tahay in aysan u badnayn kuwo iminka la qaaday.
"Codadka waxaa la moodayaa sida Bashiir oo kale, laakinse aad ayuu u xanuunsanayey dhow rkii sano ee u dambeeyay, wuxuuna shaki iiga jiraa in sidaas fasiixa ah uu u hadli karo” ayuu yiri. Taa micnaheedu ma aha inuusan isagii ahayn. Waxaa kale oo aan hubinay sharraxaadaha suur togalka ah, laakin kani ma ahayn kilib duq ah oo dib u soo baxay, umana badna inay tahay shqo uu qabtay qof isaga iska dhigaya.
Caddaynta aadka loogu qanci karo waxay ka timid qof isticmaala X oo hore loo dhihi jiray Twitter. Waxay aqoonsaden duubitaannadii ugu horreeyey ee Bashiir ee la soo dhigay Agoosto 2023. Waxaa sida muuqata ku jiray hogaamiyaha oo dhaleeceynaya taliyaha ciidanka Sudan jen eral Cabdifataax Burhan.
Duubitaanka Bashiir waxay is leeyihiin baahin toos ah oo facebook uu ka sameeyey laba maa lmood ka horn in can ah oo siyaasadda Sudan ka faalooda oo lo yaqaanno Al Insirafi. Waxaa la rum aysan yahay inuu ku nool yahay Maraykanka, laakinse marnaba wajigiisa lagama arkin kaamarada.Labadaba isku si ma aha dhawaaqo oda, laakin qoraallada ayaa isku mid ah, marka aad labada kilib wada daartana si isku mid ah ay ey u soconayaan. Marka hirarka codka aad is bar bar dhigto waxay muujinayaan inay isku mid yihi in, hadalka iyo aamusnaanta, sida uu hoosta ka xariiqay Farid.
XIGASHADA SAWIRKA,UNIVERSITY OF CALIFORNIA, BERKELEY.
Caddaunta ayaa sheegaysa in barnaamijyada codka beddela loo adeegsaday si loo ekeysiiyo Ba shiir oo hadlaya. Barnaamijkaas ayaa ah mid aad u xoog badan oo kuu samaaxaya in aad cod galin karto, kaasoo loo beddeli karo cod kale.
Markii aad loogu sii fiirsaday waxaa soo baxd ay arrin kale. Waxaan ogsoonnahay in ugu yara an inu gu yaraan afar duubitaan oo kale laga soo qaatay macluumaadka qofkaas internetka wax galiya. Ma jirto caddayn muujinaysa inuu ku lug leeyahay.
Bartaas TikTok waa mid gabi ahaanteedba ka hadasha siyaasadda, una baahan in faham qoto dheer loo leeyahay wax aka socda Sudan, laakin cidda ololahan ka faa’iidaysa ayaa ah arrin u ba ahan in laga sii dodo. Arrinta aan marnaba is be ddelin ee lagu celceliyo ayaa ah dhaleeceynta ma daxa milateriga, jeneral Burhan.
Arrinta ka dambaysa waxaa laga yaabaa inay tahay in la khiyaano dhegeystayaasha si ay ugu maleeyaan in bashiir uu kaalin ku leeyahay daga alka. Ama kanaalka ayaa waxaa dhici karta inuu isku dayayo inuu sharciyad u heloaragti siyaasa deed isagoo isticmaalaya codka hogaamiyihii hore.
Coda Sudan wuxuu beeniyey inuu marin hab aabinayo bulshada, wuxuuna sheegay inaysan ci dna gacan saar la lahayn. Waxaan la xiriirnay ba rtaas, waxaanan helnay qoraal jawaab ah oo leh "waxaan doonayaa in aan codkayga wada xiriir ku sameeyo oo aan sharraxo xaqiiqada in dalkaygu uu ku socdo hanaankayga”.
Juhdi heerkaas le’eg oo la isku ekeysiinayo Bashiir ayaa noqon kara mid "muhiim ka ah gob olka”, waana mid dadka khaldi kara sida uu she egayo Henry Ajder, kaasoo taxanayaasha uu ka sii daayo BBC Radio 4 ay ka hadlaan warbaahin ta loo isticmaalo garaadka macmalka.
Khubarada garaadaka macmalka waxay mud do dheer welwel ka qabeen in fiidiyow ama cod beenabuur ah uu kicin karo mowjado warar marin habowsan ah, kuwaasoo ay dhici karto inay kici yaan degenaansho la’aan ama ay khalkhal galiy aan doorashooyin
"Arrinta walbahaarka leh ayaa ah in duubitaan nadaas ay sido kale abuuri karaan jawi aysan dad badan rumaysanayn xataa duubitaannada dhabta ah” ayuu yiri Maxamed Sulayman oo ah cilmi baa re ka tirsan jaamacadda North-eastern University.
Tiknoloojiyada lagu abuuro barnaamijka Algorit hm-ka ee loo tababaray inay qaban karto codad ka aan ahayn kuwa dhabta ah, ayaa weli jooga he erii ugu horreeyey ee horumarinta, halka tiknoloj iyada codadka la isku ekeysiiyo ay horumar sam aysay. Bartaas ayaa la xiray ka dib markii ay BBC la xiriirtay TikTok.
DHAMMAAD XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA OKTOOMBAR 2023-KA
...