Madaxweyne Sahle Work oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoontay danjiraha Somalia (Daawo Sawirro)

0
Thursday October 05, 2023 - 16:38:30 in Wararka by
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Sahle Work oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoontay danjiraha Somalia (Daawo Sawirro)

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweynaha Ethiopia Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoontay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa.

Munaasabad hab-maamuuskeedu sarreeyo oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada Ethiopia ee Addis Ababa ayaa lagu qaabilay Danjire Warfaa iyo qaar kamid ah Diplomaasiyiinta safaaradda.

Waxaa Madaxweyne Zewde iyo Danjire Warfaa oo wada yeeshay kulan muhiim ah ay isku afgarteen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee Somalia iyo Itoobiya.

Dowlada Itoobiya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga kumanaan askari oo qeyb ka ah ciidamada midowga Afrika ee taageeraya dowlada Soomaaliya kuwaasoo dagaal kula jira kooxda Al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip