
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHKHAMIIS 5-TA OKTOOMBAR 2023-KA
Ra’isul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray waddada Taleex oo dib u dhis lagu sameeyay
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabi Bare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ah na Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa Shalay xarigga ka jaray Wadd ada Taleex oo dhawaan uu maamulka Gobolka Banaadir dib udhis ku sameeyay, isaga oo kaa shanaya maamulka De gmada iyo bulshada degaan ka.
Xarigjarkan waxaa goob joog ka ahaa Gu ddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir, Guddoom iyaha Degmada Hodan iyo qeybaha bulsha da rayidka.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuu suf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa ugu horeeyn munaasabadda ka sheegay in maamulka Gobolka uu ahmiyad gaar ah siinayo dib u dhis ka waddooyinka Caasim adda iyo horumarinta bilicda magaalada.
Ra’iisul Wasaaraha XFS, ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka halbowlaha ah ay kor u qaadayaan, Nabadda, Ganacsiga iyo Horm arka kala duwan Caasimadda.
Soomaaliya oo Masar kaga qayb gala ysa shirka wada tashiga ee horumarinta Shaqa da hufan
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar si uu uga qeyb galo shirka wada tashiga ee horumar inta Shaqada hufan (Dec ent Work).
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Feder aalka Soomaaliya, Md. Dr. Maxamed Ci lmi Ibraahim oo booqasho ku jooga ma gaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah la qaatay Md. Ale xio Musindo Agaasimaha Xafiiska ILO ee dala lka Somalia, Ethiopia, Djibouti, Sudan iyo So uth Sudan, ahna wa kiilka gaarka ah ee AU iyo ECA ee dhanka Shaqada.
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa ma s’uuliyiin ka kala socday labada dhinac oo uu ka mid ahaa Mudane Mahdi Maxa muud Cali oo ah La-taliyaha Sare ee MOL SA, Marwo Suc aad Cabdullaahi Macallin Agaasimaha Waaxda Sharciyada iyo Xiriirka Shaqada ee Wasaarad da Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Fatuxa Cabd ullaahi Ciise La-taliye Arrimaha Bulsha da ee Wasaaradda, ayaa ka wada hadlay arr imo dhowr ah oo ay ka mid yihiin siy aabaha kor loogu qaadi karo iskaashiga ka dhexeeya ILO iyo Soomaaliya ee dhinacy ada Shaqada iyo Horumarinta Bulshada.
Wasiir Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa sheegay in kulankan uu yahay mid lagu xoojina yo xiriirka labada dhinac, wuxu una sidoo shee gay in hay’adda ILO uu ka helay ballan qaad la xiriiradhammaan dhinacyada u baahan in Soo maaliya laga taageero sida dhanka ilaalinta Bul shada iyo horumarinta shaqo hufan (Decent Work) iyo tayenyta horumarka shaqaalaha hay’ adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.
Booqashada Wasiirka iyo wafdigiisa ay ku tageen dalka Masar ayaa waxaa soo qaban qa abiyay xafiiska (ILO Cairo) ee Dalka Masar si ay uga wada hadlaan arrimaha iskaashiga.
Masuuliyiinta Labada dhinac ayaa isku raa cay in la sii wado wadatashiga iyo isku xirnaan ta labada dhinac si loo gaaro danaha horumari need ee Bulshada Soom aaliyeed.
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo Baydha bo ka furay shirka isku duwidda arriamaha Bini’aadan-nimada
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Md.Sa alax Axmed Jaamac ayaa Shalay Magaal ada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha is ku widda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qa ban-qaabisay hay’adda Maareynta Musiiboyin ka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.
Shirkaan waxaa ka qeybga lay,Gudd oomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboy inka Qa ranka Soomaaliyed ee SoD MA Md Maxamuud Macallim Cabdulle, Wasiir adda Wasaaraddaha Gargaarka Dowladd Gob oledyada Hirshabelle, Jubba land, Galmudug, K/ Galbeed,G/Banaadir & Wakiillo ka socda Beesha Caalamka.
Shirkaan ayaa looga hadlayaa xaalada bini’aadamnimo ee dalka, Xasilinta goo baha la ga xoreeyey khawaarijta iyo Xaal ada El-Niño ee wadankeenna ku soo wajahan.
Daah-furka madasha ayaa waxaa R/Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Ja amac ku wehliyey ku simaha Guddoo miyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed ahna guddo omiye ku xigeenka Kooba ad.
Shir loogu magac daray samatabixinta Pun tland oo la shaaciyay xiliga iyo Goobta lagu qabanaayo
Siyaasiyiin iyo waxgarad reer Puntland ah ayaa isla soo qaaday in xaalada adag ee Puj ntland ku sugan tahay darteed loo baahan yah ay in xal loo helo. Xubanaha shirkaan isla fah may waxaa u badan siyaasiyiinta mucaaradka ee Puntl and,xili khilaafadka iyo qalalaasaha siyaasadeed Puntland uu sii kordhayo.
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Far ax Cali Shire islamarkaana , soo noqd ay mu sharax madaxweyne ayaa ku dhaw aaqey waqtiga ay qaban doo naan shir ay ugu mag ac dareen shirka sa matabixionta aayaha Puntland
Farax Cali Shire wuxuu iclaamiyay in shirkaa nui uu dhici doono 10-ka bishaan Oktobar hadii Rabi idmo.
Shirkaan waxaa la isla gartay in Magaala da Garoowe caasimada puntland uu ka dhaco 10-ka Bishaan xili xiisado siyaas adeedna ay jiraan.
Maaxweyne Dani ayay Mucaaradku nar ka sta waxay ku eedeeyaan inuusan dooneyn do orsho inuu qabto taas badalk eedana uu rabo inuu mudo kororsi samey sto isagoo farsamo oyin badan u maraya,
Lama yaqaan in waqtiga qolooyinka Muca aradka ay qabsadeen inuu keeni doo no iska hor imaad iyaga iyo Masuuli yiinta Puntland ee xiligaan hogaanka u haya Dowlad Goboleedka Puntaland
Puntland oo sheegtay in doorashada madax weynaha lagu galayo qof iyo cod
Wasiirka warfaafinta ee maamul goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ku adk aystay inay qabanayaan doorasho qof iyo cod ah bisha January ee 2024.
Wasiirka ayaa hadalkan ku sheegay shir jaraa’id oo uu Shal ay ku qabtay magaalada Garowe, isagoo sheegay in ay diyaariyeen wax walba oo lagu qaban lahaa doorashada ku soo wajahan Puntland.
Hadalka wasiirka warfaafinta ayaa u muuqda mid looga jawaabayay siyaas iyiinta mucaarad ka Puntland, kuwaas oo ku eedeeyay madax weyne Deni inuu doon ayo inuu sameysto mud do kororsi.
Hadalka wasiirka waxaa uu kusoo beegma yaa, xilli magaalada Boosaaso maalintii Dorr aad lagu doortay labo guddo omiye degmo iyo labo ku xigeen, iyadoo wasiirka arrimaha gudu hu uu waxba kama jiraan ku tilmaamay labada doorasho.
Shalayyna iyadoo la adeegsanayo awood ciidan, mid kamid ah guddoomiyay aashii la do ortay ayaa si rasmi ah xilka loo gu wareejiyay, xilli uu khilaaf xooggan ka taagan yahay doora shadii dhacday.
Madaxweyne Deni, 90 maalmood ayaa u ga harsan tahay muddo xileedkiisa, wuxuuna muddo ku dhow labo bilood ku maqan yahay dalka dibbadiisa, iyadoo musharraxiinta muca aradkana ay bilaa been ololaha doorashada madaxtini mada.
Dowlada Sacuudiga oo joojisay dhoofka xoolaha Somaliland
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dow lada Sacuudi Carabiya ay joojisay xoolihii Somaliland ee u dhoofi jiray dalkeeda.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, oo waraysi siiy ay muuqb aahiyaha HCTV, ayaa sheegay in amar kasoo baxay Jidda ay xooluhu ku ista ageen.
"Hakadku xaga Jidda ayuu ka yimid, xoolu hu dalal badan ayay u dhoofaan, dalalkaas oo dhan way u furanyihiin, wa yna hagaagaysa in shallah, mana raag ayso" ayuu yidhi Wasiir Sulub.
Wasiirka oo ka warbixiyay sababta loo jooj iyay dhoofka xoolaha Somaliland, ayaa sheeg ay in dowlada Soomaaliya ay gacan ku leeda hay joojintooda, lakiin uu ka how lgali doono xal u helisteeda.
Xoolaha ayaa ah mid kamid ah ilaha dhaq aale ee ugu muhiimsan ee ay dadka reer Soma liland dakhliga ka helaan, iyadoo sannadkan uu iibkoodu aad u fiicnaa isla markaana malaayiin neef ay ka dhoofeen dekedda Berbera.
Dowlada Sacuudiga ayaa marar kala duwan joojisay dhoofka xoolaha Somalil and, isla mar kaana xukuumada Somaliland ayaa dowlada Soomaaliya marar dhowr ah ku eedaysay in ay lug ku lahayd istaaga dhoofka xoolaha.
Wasiir Juxa: Labada doorasho ee Boos aaso ka kala dhacay waa sharci darro waxbana kama jiraan
Labomaamul oo iskasoo horjeeda ayaa lagu kala doortay magaalada Boos aaso ee xa runta gobolka Bari, arrintaas oo muujinaysa khi laafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka Puntland.
Wasiirka arrimaha gudaha Punt land, Cabdi Faaax Siciid Juxa ay aa ka hor yimid labada doorasho ee lagu kala doortay guddoomiy aha iyo ku xigeenka Boosaaso, halka wasiir ud owlaha wasaaraddiisa uu maamulayay door ashadii lagu qabtay Boos aaso.
"Boosaaso gole deegaan kama dhis min, guddoona lagama dooran, labada doorasho ee dhacay midna ma waafa qsana habraacii aan dejiney, waxa ras miga ah ee aan sheegayaa Boosaaso gole deegaan kama dhismin, mee sha halkaa laga aadayana wadatashi baan ka gelay naa go'aan kale baan ka qaadanaynaa," ayuu yiri wasiir Juxa.
Wasiir Juxa wuxuu sheegay in doorashada golaha degaanka Bosaaso lagu geli karo ma rka ay la fariisiyo ugu yaraan 22 xubnood oo go laha degaanka ah. Wuxuu sheegay labadii doo rasho ee Dorraad dhacay in lagu kala galay 16 xubnood iyo 16 xubnood.
Xisbiyada mucaaradka ayaa madaxweyne Deni ku eedeeyay inuu boobayo degmooy inka loo ga codadka batay xibsigiisa Kaah, iyagoo she egay in wax laga beddelay xeerarkii doorasha da golayaasha degaa nka.
Ciidamada oo soo Af-Jaray Shab aabkii lagu hareereeyay Gobolka Shabellaha Dhexe
Hawlgal adag ka dib Ciidanka Xoogga Da lka, Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS iyo Xoogaga Difaaca Shacabka ay aa soo afjaray maleeshiyada Al Shabaab, ee muddooyinkii ugu dambey say ku go’doo nsanaa beeraha Ciid Ciidka (Jimbilow) ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Ciidamada ayaa guluf bal laaran ugu dhaqaaqay beera ha Ciid Ciidka oo ka tirs an deegaanka Cali Fooldheere, oo hoosta gga Degmada Mahadaay, ka dib ma rkii maleeshiyada Shabaabka ay difaac adag ka xirteen godad ay ka qoteen beerahaasi.
Marka aad milicsato godadka ay ka dagaal amayeen waa kuwo ay ka hoos qoteen geeda ha la harsado ee ku dhex yaala dhul beereedkii ay ku sugnaayeen.
Mintidiinta Al Shabaab oo qaarka hoose la galay godadkaasi ayaa wax badan ku mintiday, sidii ay halkaasi u sii joogi lahaay een, iyagoo na miinooyin ku wareeyay wad dooyinka loo maro godadkaasi, tanina wax ay hawlgalkii la gu soo afjarayay ka dhigtay mid sii daba dhee raada.
Hawlgalkan oo ahaa mid maalin iyo habeen ba leh ayaa keentay in ciidamadu ay isku fidiy aan aagaggii ay maleeshiyadu ka dagaalameys ay, iyagoona goor dambe oo Habeen hore ah ayd soo afjaray hawlgalkaasi.
Shabaabka ayaa beeraha Ciid Ciidka uga baxay dhanka wadddada hawdka ee tagta We biga Shabelle, taas oo ahayd midda qura ee u furneyd. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ay kaga daba taggeen dhulka hawdka ee web iga jiinkiisa, oo mar labaad ay dagaal culus kaga saareen. Ciidamadii is garabsanayay ay ay caqab ad badani ka qabsatay in si dhakhsa ah u soo afjaraan maleeshiyada, ka dib miino oyinkii la sheegay inay ku wareejiyeen godadkii ay qaarka hoose kula jireen.
Qaraxyo waaweyn ayaa Dorraad illaa cawe yskii Habeen hore laga maqlayay deegaank aasi, sababtuna tahay weerar dhanka cirka ah oo jiray iyo Shabaabka oo la sheegayo in mii nooyinkii ay aaseen la beegsanayeen gaadiid ka gaashaaman ee Ciidanka ATMIS oo gudaha u galay goobihii ay ka dagaalamayeen. Tani wa xay fududeysay in raaca dambe ciidamadu ay si fudud ku gaaraan godadkaasi, Shabaabkuna ay noqdeen wax la dila iyo wax kaloo u firxada dhulka hawdka ee webiga.
Taliska Ciidanka ATMIS ayaa war uu soo sa aray ku sheegay in Al Shabaab laga saaray ka ymaha Cali Fooldheere. Shabaabka ayaa bar tamihii bishii Septemb er ka soo gudbay daanta galbeed ee webiga, iyadoo imaanshahooda dhanka bari ee webiga loo arkayay mid khatar amni ku ah deegaanada Hirshabelle.
Taliyaha Qaybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/sare Faarax Cali Wa asuge (Faarax K ooshin) oo Axaddii gaaray deegaankaasi ayaa Isniintii la wareegay doorka hoggaamineed ee hawlgalka.
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dal ka, Korneyl Dayax Cabdi Cabdulle oo Talaada dii gaaray Ciid Ciidka ayaa ciidamada ku bog aadiyay in ay hawlgalka dardargeliyaan, soona afjaraan kooxaha argagixisada.
Shabaabka ayaa maalmo badan ku fara-adaygayay, sidii ay u siii joogi lahaayeen Ciid Ciidka iyo guud ahaanba deegaanka Cali Fool dheere, iyaga oo is tusay in uu yahay dhul ku wanaagsan gabaadka, kana soo qaadi karaan weeraradooda gaadmada ah.
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa dadaal badani ku bixiyay, sidii dib looga saari lahaa de egaankaasi, si aanay caq abad ugu noqon amn iga iyo xasilloonida ee Degmooyinka Aadan Ya baal, Maha daay iyo Jalalaqsan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.
Shirka isku duwidda horumarinta wax soo saarka xoolaha oo ka furmay Bay dhabo
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xool aha dhirta iyo Daaqa XFS Mudane, Xasan Xuseen Maxamed ayaa Shalay M/ Baydh abo ee xarunta gobolka Baay ka furey waji ga 2aaad ee shirka isku duwidda howlaha horumarinta wax soo saarka xoolaha ee Ma shruuca RAAISE.
Shirka waxaa ka qeyb galaya Wasiirr ada Xanaanada xoolaha ee dowlad gobole edyada dalka iyo maamulka gobolka Bana adir.
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xool aha dhirta iyo Daaqa XFS Md., Xasan Xuseen Max amed ayaa sheegay in shirkan looga hadli do ono wixii u qabso omay saddexdii sana ee las oo dhaafay iyo wixii dib u dhac ahaa ee ku yimid.
Ciidamo ka tirsan kuwa gaarka ah ee Puntl and PMPF oo tababar loo soo xiray
Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF ee maamulka Puntland Cabdirabbi Cabdisamed Maxamed ayaa tababar usoo xiray ciidamo cu sub oo qeyb ka ah kuwa gaar ka ah ee PMPF (Special Force) oo muddo labo sano ah la layl inayey. Agaas ime Cabdirabbi waxa uu sidoo kale ugu ha mbalyeeyey Saraakiisha, Sara akiil Xigeenada, dablayda iyo ciidama da PMPF san ad guurada 13-aad ee asaa skii ciidanka oo ku beegan 04, October, 2023.
"Waa maalin muhiim u ah Dowladda iyo sha cabka Puntland oo ay heleen ciidan kabay, kob ciyey oo kaamilay dowladnim ada Puntland maadaama ay ciidamadu saldhig u yihiin dha mmaystirka dowladnim ada iyo sugnaanshaha nabadgelyada iyo bedqabka muwaadiniinta” ayuu yiri.
Ciidamada gaar ka ah ee PMPF oo inta badan ka howlgala xeebaha Puntlad ayaa waxaa tababara, maalgeliya gacantana ku ha ya dowlada Imaaraadka Carabta oo gacan saar dhow la leh maamulka Saciid Deni
Ciidanka Xoogga iyo AL-Shabaab oo ku dag aalamaya Koofurta Mudug
Hawlgal Qorshaysan oo ay si Wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciida mada deegaanka ee beela ha Koofurta Mu dug ayaa ka so cda hawdka Shabeel oow ee K/ gobolkaas.
Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in howgalka oo dhowr jiho ah lagu qaaday dagaa alamaya asha AL-Shabaab ee ku sugnaa de gaanada howdka ah ee dhaca koofurta Gobol kaasi.
Dagaalka oo dhaxeeya Ciidanka Xoogga iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah iyo AL-Shabaab ayaa wali socda, waxa ana sara akiisha Ciidanka ay sheegeen in ay khasaare gaarsiiyeen AL-Shabaab.
La soco wixii kusoo kordha
Ilhaan Cumar oo ku faraxday Xilka Qaa distii Afhayeenkii Kongreska Marey kanka
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada Mareykan ka oo ka mid ahayd xubnihii ka cod eyay Kevin McCarthy afhay eenkii xilka la ga tuu ray ee Kongreska, ayaa bart eeda X, ee hor ey loo oran jiray tw itter ku daabacday qoraal ay tillaabadas uga falcelineyso.
"Kevin McCarthy wuxuu ka dhigay hadafki isa inuu bartilmaa meeds ado awoodda hawe enka, wuxuu ka dhigay hadafki isa inuu qariyo dambiyadii shirq ool ee Donald Trump,” ayay ku tiri qoraalka ay barte eda X, soo dhigtay.
Ilhaan oo ka tirsan xisbiag Dimuquraa diga oo ay siyaasadda isku hayaan xisbiga Jamhuur iga ayaa qoraalkeeda ku muujis ay in ay sax ah ayd tillaabada xilka looga tuuray Mr Kevin oo Jamhuuriga ka tirsan
Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka oo aqalka kongreska Maraykanka aqlabiyad ku leh ayaa saddexdii bishii Febraayo ee sanadkaan xildhib aanad Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalkaasi, taa soo muujineysay xiisadd ka dhex aloosneed
aqalka gudihiisa oo u dhaxaysay labada xisbi.
Faarax Yare iyo xubno kale oo lagu dilay ho wl-gal culus oo ka dhacay Sh/Hoose
DFS ayaa faah-faahin dheeraad ah kasoo sa artay howl-gal culus oo Shalay ka dhacay G/ Sh/ Hoose. Bayaan ka soo baxay dowladda ay aa lagu shaaciyay in howl-galkaan oo iska kaa shadeen ciidamada qar anka & saaxiibada caala miga lagu dilay horjooge & dagaal-yahaano ka tirs an kooxda Al-Shabaab.
Horjoogaha lagu dilay howl-galkaan ayaa magaciisa lagu sheegay Faarax Yare, ayada oo lagu beegsaday isaga iyo xubno kale oo la socay xilli ay marayeen tuullada Raydableey oo u dhaxeysa deegaannada Mubaarak iyo Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose.
"Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidam ada Qaranka iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa la gu dilay horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa dabagalka ee gobolka Shabeellaha Hoose, 2 maleeshiyo ah oo la socotay iyo xubin kale oo ay u adeegsan jireen soo uruurinta lacagaha baadda ah,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay dowladda.
Sidoo kale, Maxamuud Xasan Kadiye (Biriq) oo ahaa oday dhaqan beenaad, kaasi oo Sha baab u qaabilsanaa soo uruu rinta lacagaha iyo dacwooyinka qabiilka, si gaar ahna ugu xil saar naa Ceelasha Biy aha ilaa Ugunji ayaa isna la gu soo afjaray howl-galkaas.
Biriq ayaa la sheegay in kooxda Al-Shaba ab ay hore ugu abaalmarisay qori iyo gaari Toy ota Probox ah, ayada oo xilliga uu howl-galku dhacayay uu halkaas u joogay in kooxda u gee yo qori iyo boosh ay madax-furasho ahaan ugu xukumeen muwaadin Soomaaliyeed oo ay ga ari xoog kaga heysteen, sida ay sheegtay dow ladda.
Howl-galkaan ayaa imanaya xilli ciid anka qa ranka iyo saaxiibbada caalamiga ah ay howl-gal qorsheysan ka wadaan dhulka hawdka ah ee degmada Mahadaay ee G/Sh/Dhexe.
Halkaas oo in ka badan 7 maalmood ay ku go’doonsan yihiin maleeshiyaad &horjoogeyaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Isku soo wada duubo, dowladda oo kaashanay sa shacabka iyo saaxiibbada caalamiga ayaa sheegtay "inay ka go’an tahay in la ciqaabo dhagar qabeyaasha Khawaarijta ah ee ku dhii rran falalka shacabka & dalka lagu dhibaatey nayo,” islamarkaana ka dhaga adayga inay ka haraan fikirka iyo ficilada kooxda.
Webiga Shabelle oo bilaabay in uu ku fata ho Hirshabelle iyo cabsi badan oo jirta
Webiga Shabelle oo bilaabay inuu ku fataho Hirshabelle & cabsi badan oo jirta Webiga Sha belle ayaa bilaabay inuu ku fataho deegaano ka tirsan G/Sh/Dhexe, ka dib markii uu sare u kacay heerka biyaha webiga ee Gobolkaasi.
Tani ayaa loo aaneyn aya roobka dayrta oo ka cur tay buuraha dalka Itoobiya, is la-markaana biyo guurto la gu sheegay oo ka soo rogmaday dalkaasi ay sababeen in webiga uu xilligan fatahaad ka gay sto gobolaasi. Fatahaadda ayaa la sheegay in ay baabi’isay dalagii beeraha ee qaybo ka mida gobolka, xilli beeraleyda ay sugeysay in dhawa an ay gurtaan dalagaasi.Fatahaadda webiga ayaa sidaan oo kale bishii April u baabi’isay dalagii beeraha ee dadka deegaanka, ka dib markii uu webigu si weyn ugu fatahay dhul beer eed baaxad leh oo ku yaala gobolka.
Wasiir Kuxigeenka W/Gargaarka & Maareyn ta Masiibooyinka Hirshabelle, Cumar Maxamed Cumar (Cumar Gaabow) ayaa sheegay in fat ahaadda xoogeeda ay hadda ka jirto qaar ka mid ah tuul ooyinka hoostagga Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay.
Wasiir Kuxigeenka ayaa sheegaya in Degm ada Mahadaay ayba qarka u saaran tahay in webiga uu ku fataho, ka dib markii biyaha web iga ay meelaha qaarkood soo jabsadeen.
"Degmada Mahadaay oo kale Dorraad iyo Shalay waxaa biyaha laga celcelinaya xaafad da Kacaanka xaafad la yiraahdo oo ka tirsan Degmada Mahadaay, oo ayadana ay biyaha ku fataheen, balse dadka deegaanka ayaa ku dad aalaya inay ka hortaggaan.” Ayuu yiri Wasiir Kuxigeenka.
axa uu sheegay in fatahaaddan ay ka soo hormartay fatahaadaha kale ee la filayo in 7/yada soo socda ka dhashaan roobabka mahi igaanka ee laga digayo in dalka ka da’i doona an iyo weliba duufaanta El Nino ee la sheegay inay ku soo wajahan tahay dalalka dhaca Gees ka Afrika.
"Wasaaradda waxay diyaargarow ugu jirtaa in laga hortago fatahaadaha kale ee ka dhalan doona duufaanta El Nino & roobabka daadadka wato ee la filayo inay dalka ka da’aan, taas qor shaheeda iyadoo aan la gaarin ayay biyahan ka hordha ceen.” Ayuu yiri Wasiir , Gaabow.
isagoo ka hadlayay cabsada ay qabaan ay uu yiri "Ka Hirshabelle ahaan sida hadda aan saadaasha ku ognahay ama na loogu sheegay roobabka lixaadka leh ee dabeylaha wato waxa y ka da’i doonaan illaa soonaha Hiiraan, Shabe llaha Dhexe-na waxaa looga cabsi qabaa inay ka dhacaan fatahaado hor leh, oo ay sababaan duufaantaas & roobabka ka da’i doona Gobola da Dhexe.”
Dadka ku dhaqan 2da gobol ee Hirshabelle ayaa cabsi badan ka qaba in markale ay fata haado uga barakacaan deegaanadooda.
Hay’adda SODMA ayaa sheegtay inay jirto cabsi xoogan oo laga qabo in guud ahaan dal ka uu wajaho dabeylo iyo roobab mahiigaan ah, oo sababi kara fatahaado iyo daadad.
Hay’adaha caalamiga ah ayaa si weyn uga digaya isbedel cimileed oo khatartiisu baahi ka rto, oo ay ka mid tahay duufaanta El Niño.
Digniinaha ayaa muujinaya in khatarta ugu badan ay wajihi karaan dadka ku nool xeebaha iyo dhulka ay webiyadu maraan.
Kenya Oo Sheegtay Waqtiga Ay Ciidamad eeda Kala Baxayso Soomaaliya
Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Ducaale ayaa sheegay in Ciiddanka Kenya (KDF) ay ka bixi doonaan Somalia marka la gaaro December 2024-ka, markaasoo dhammaan Wad damada ku yaboohay Hawlg alka Nabad-ilaalinta ay ka bixi doona an Somalia.
Ducaale, oo ka soo hor muuqday fadhiga guud ee senate-ka si uu uga jawaabo su’aal aha senatarada, ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamada KDF ay ku xiran tahay dhowr arrimo od oo ay ka mid yihiin horumarka howlgalka Mi dowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo xaa ladda amni iyo siyaasadeed ee dalka ka jirta Waxa uu u sheegay Senatka inuu socdo ista raa tiijiyad dhimista ATMIS, kaas oo ujeedkiisu yahay in si tartiib tartiib ah mas’uuliyadaha amn iga loogu wareejiyo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya.
"Kenya iyo dalalka kale ee ay ciidam ada ka joogaan Soomaaliya iyo saaxii bada caalamiga ah, waxay si firfircoon ugu hawlan yihiin sidii ay ciidamada Soomaal iya uga taageeri lahaayeen tayaynta. si loo xaqiijiyo kala-guurka fudu d.”ayuu yiri Ducaale
"Durba, wejigii 1-aad ee dhimista ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo guud ahaan 2,000 oo askari oo ATMIS ah ay ka baxeen, iyadoo Kenya ay hoos u dhigtay 400 oo askari marka la gaaro Juun 2023. Wajiga 2 ee dhimista, ay aa markii hore la qorsheeyay in la soo afjaro Sebtember 30, 2023, si kastaba ha ahaatee, tani Farsamo ahaan waa la hakiyay iyadoo la sugayo go’aanka Midowga Afrika iyo Qaramm ada Midoobay ee ku aaddan codsigii dowladda Soomaaliya ee ahaa muddo kordhin saddex bil ood ah,” ayuu yiri Ducaale.
Wasiirka Difaaca Kenya ayaa sidoo kale sheegay in Kenya ay qorsheynayso inay kala baxdo dalka Soomaaliya ciidamo gaaraya 754 askari wajiga 2-aad iyadoo wajiga 3-aad uu bila abanayo 1-da Oktoobar ilaa 30-ka June 2024, halkaasoo wadar ahaan ay ku bixi doonaan. 4,000 oo askari.
Waxa uu Senedka u sheegay in qoysa ska saraakiisha KDF ee ku dhinta shaqada Kenya ay helaan lacag dhan 4 milyan oo Shillinka Ken ya ah.
Ducaale ayaa sheegay in ku lug lahaan shaha Kenya ee dadaallada nabade ed ee Soo maaliya ay sahashay in la gaarsiiyo gargaar bini’aadinimo sidaa darte ed ay meesha ka saartay dhibaatada kum anaan qoys, taasoo u sahashay qaxooti badan iyo dad gudaha ku barakacay in ay dib ugu laabtaan dalkooda iyagoo horumar ka sameeyay soo celinta hay’adaha dowliga ah ee dalka Geeska Afrika.
Weerar culus oo lagu qaaday Safaarad ay leedahay Itoobiya iyo Bililiqo loo geestay
Warar soo baxaya oo ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa sheegaya in weeraro culus lagu qaaday xarunta safaar ada dowladda Itoobiya ku laheyd magaalada Khartuum ee caasima dda dalka Suudaan
Xarunta safaarada ayaa la sheegay in lagu qaaday weerar culus oo loo adeeg saday hub, waxaana la sheegay in bur bur xooggan la gaa rsiiyay dhismaha safaarada ,sidoo kale bililiqo baahsan loo geestay agabk ii safaarada yaalay.
Safiirka Itoobiya u fa dhi ya Suudaan, Yibeltal In da, aya a warbaahinta u xaqi ijiyay in weerar culus lagu qaaday safaarado oda Khartuum, waxa uuna xusay in ay jiraan bur bur soo gaaray xarunta iyo boob loo geestay hant idii iyo agabkii yaalay safaarada.
Ciidamada ku dagaallamaya magaala da Khartuum ee iska soo horjeeda ayaa la sheeg ay in qaarkood weerareen xarunta safaarada, waxaana la sheegay ciidan kaasi in ay ka da mbeeyeen bur burinta safaarada iyo boobka loo geestay.
Magaalada Khartuum waxaa ka socda da gaallo bilooyin socda oo u dhaxeeya ciidamada milatariga iyo kuwa RSF, waxaana caasimadda lagu boobay xarumo badan oo dowladeed iyo xarumo ganacsi oo kuyaallay magaaladaasi.
GOORMA AYUU SOOMAALIYA SOO GAADHAYAA TALLAALKA DUUMADU?
Tallaalka duumada oo jaban, isla mar ahaa ntaana la soo saara xaddi aad u badan ayaa ay Haayadda Caafimaadka Adduunka (WHO), ku talisay. Tallaalkan oo ay soo saart ay Ja amacadda Oxford ay aa ah tallaalkii labaad ee duum ada ee la sa meeyo.
Duumadu waxay di shaa inta badan dhallaanka , waxayna noqotay mid ka mid ah aafooyinka ugu waaweyn ee ba ni'aadanku wejahayo.
Waxaa horey u jiray heshiisyo lagu soo saa rayo in ka badan 100 milyan oo qiyaasood sa nnadkii tallaalkaas, se ma ay guulaysan.
Soo saarita tallaalkan ayaa ahaa hawl qaad atay qarni uu jiitamayey dedaal cilmiyeed ah si loo soo saaro tallaal wax ku ool ah oo ka dhan ah duumada.
Waxaa 2016kii khatar ugu jiray cudurka du umada kala bar dadka ku nool adduunka.
Tirada kiisaska duumada ayaa gaaray 216 milyan oo ka jira 91 waddan, marka la barbardh igo 2015kii oo ahayd 5 milyan oo kiis.
Soomaaliya, duumada ayaa ka jirta guud ah aan dalka, gaar ahaan koonfurta iyo badhtama ha dalka sida ay baahisay WHO.
Sannadkii 2021, waddanku wuxuu xaqiijiyey 8101 kiis oo duumo ah iyo 2 dhimasho ah oo la xidhiidha, taas oo ahayd hoos u dhac weyn ma rka la barbar dhigo 31 021, 22 665 iyo 27 333, oo ay tiradu ahayd sannadihii 2018, 2019 iyo 2020, siday u kala horreeyaan, taas oo ay ugu wacan tahay saamaynta barnaamijka xakamay nta duumada ee ay taageerto WHO.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa qabta se in hoos u dhac weyni jiro isla mar aha antaana."Mallaariyada horta wixii toban sano ka horraysay dad badan baa u dhiman jirey, se hadda kahortag la sameeyey hoos ayay u dhc day” Ayuu yidhi Cali Cabdiraxmaan Cismaan, oo ah agaasimaha caafimaadka guud ee was aaradda caafimaadka.
Meelaha ay u daran tahay duumadu ayuu aga asime Cali ku sheegay magaalo oyinka aanay webiyadu marin, inkasta oo ay ku badan tahay dhulka webiyada, bal se waa ay ka khatar yar tahay kuwa kale ayuu faahfaahiyey.
Meelaha ay kaneecadu ku badan tah ay dad koodu difaaceeda ayaa ay la qabsa deen, wa xaana sidaa ah dhinaca koonfurta laakiin dhan ka bariga iyo waqooyiga kanee caduu way ka jirtaa laakiin iyaga ayay uga halis badan tahay marka loo eego dhanka koonfurta maadaama aanu difaacoodu la qabsan”
Goormaa la filayaa Soomaaliya soo gaa dho tallaalkaasu?
, Ku dhawaad siddeed iyo toban milyan ayaa WHO ay tallaalkaas ugu tala gashay Afrika. Kuwaas oo loogu horra ynayo geynta sida ay u gu kala halis badan yih iin xanuunka duumada.
Laakiin Soomaaliya ay aa ah raaca labaad taas oo ka dhigan kaddib qaybta 1aad in uu soo gaadhi doono, xilli loogu kala horaynayo sida ay waddammada ugu kala halis badan yihiin faafitaanka iyo waxyeellada duumada. "Wakhti rasmi ah nalooma qaban, ad d uunka waddamo badan oo naga daran ayaa jira sidaa daraadeed waa la kala muhiim san ya hay, kolkaa way kala horr eeyaan, annaga wa xaan nahay qaybta labaad” ayuu yidhi Agaasi me Cali Cabdiraxmaan oo ka tirsan Wasaarad da Caafimaadka ee Soomaaliya
Maxaa dhibaato ka dhigay in Malaa riyada laga adkaado?
Iyada oo caalamka uu muddo kooban ku soo saaray tallaalka fayriska korona, haddana wa xaa laga yaabaa in aad is waydiiso sababta ay muddada intaa dhan u qaadatay in tallaalka cu durka Duumada ama mallaariyada loo soo saaro. Duumada waxaa sababa cayayaanka loo yaqaano kaneecada taasi oo ka awood ba dan fayraska dhaliya Covid-19.
In aad labadan xanuun Isbarbar dhig ku same yso waxay la mid tahay isbarbar dhigga qof iyo khudaarta kaabashka loo yaqaano. Marka qof ka jirkiisa ay gasho malaariya da waxay saame yn ku yeelataa nidaamka difaaca jirka.
FIFA oo shaacisay lix dal oo wadajir u marti gelinaya Koobka Adduunka 2030
Koobka Adduunka ee 2030 ayaa lagu qaban doonaa lix wadan oo ka kala tirsan saddex qaaradood, sida ay xaqiijisay Fifa.
Spain, Portugal iyo Morocco ayaa loo mag acaabay inay wada martigelinayaan, iyadoo saddexdii kulan ee furitaanka ay ka dhaceen Uruguay, Argentina iyo Paraguay.
Kulamada furitaanka ee South America ay aa lagu xusayaa qarniga koobka aduun ka maa daama 100 sano laga joogo markii uu dhacay kulankii daah furka ahaa ee koobka adduunka ee Montevideo.
Koobkii Adduunka ee la daah furay sanadkii 1930kii ayaa lagu qabtay dalka Uruguay, waxaana ku guuleystay martige liyayaasha koobka adduunka kadib markii ay finalka ku garaaceen Argentina ciyaar ka dhac day Montevideo.
Spain ayaa la guddoonsiiyay marti geliyey aasha Koobka Adduunka toddob aadyo ka dib markii madaxii hore ciyaar aha dalkaas Luis Rubiales oo lagu qasbay inuu xilka ka tago ka dib markii lagu eedeeyay inuu shumis aan la ra bin oo uu bushimaha kaga dhuftay ciyaaryahan Jenni Hermoso koobkii adduunka ee hawe enka.
Go’aanka Arbacada ee FIFA ayaa noqonay sa markii ugu horeysay ee Koobka Adduunka lagu qabto saddex qaar adood iyo lix waddan, taasoo la micno ah in kulammada group-yada la qabto xilliyo kala duwan iyadoo lagu saleyn ayo cirifka dhexe.
Intaa waxaa dheer, iyadoo la tixgelinayo xaa ladda taariikhiga ah ee koobkii adduunka ee u gu horreeyay abid, Golaha FIFA waxay si wad ajir ah isugu raaceen in xaflad gaar ah oo sann ad-guurada ah lagu qabto Montevideo , Argent ina iyo Para guay siday u kala horreeya an.”Koobka Adduunka 2022 ayaa lagu qabtay dalka Qatar. xulka Argentina ayaana ku guule ystatay
Infantino ayaa sheegay in saddexdan kulan ee ugu horreeya lagu ciyaari doono garoonka Montevideo’s Estadio Cente nario, halkaasoo koobkii adduunka ugu horreeyay uu ka dhacay 1930kii. Robert Harrison, oo ah madaxa xiriirka kub ada cagta Paraguay ayaa sheegay in Arg ent ina,Uruguay iyo Paraguay ay si toos ah ugu soo bixi doonaan koobka aduunka balse ma uu san cadeyn waxa ay taasi uga dhigantahay isr eebreebka South America.
Afhayeenkii Aqalka Wakiillada Mareyk an ka oo xilka laga qaaday iyo saaxiiba diis oo dhabar jabiyay
Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka ayaa xilligan wajahaya jahwareer siyaasadeed , ka dib markii si lama filaan ah xilka looga qaaday afhayeenkii Aqalkaasi siyaasiga lagu magac aabo Kevin McCarthy.
Mooshinka xilka looga qaaday afhayeen ka Aqalka wakiillada dalka Mareykanka waxaa gu dbiyay xubno katirsan xisbiga Jamhuuriga uu hormood u ahaa siyaasiga mayalka adag ee Matt Gaetz oo mar saaxiib dhaw la ahaa gudd oomiyaha xilka laga tuuray.
Kevin McCarthy, oo ka tirsan Xisbiga Jamh uuriga, ayaa tan iyo markii la doortay golaha wakiiladda Mareykanka ku hoga aminayey aql abiyad kooban, waxa uuna hoggaamiyaha muc aaradad kala kulmay xubno katirsan xisbiga Jamhuuriga uu katirsanaa.
Xil ka-qaadista McCarthy ayaa waxaa sabab u ahaa kadib mar kii ay ka horyima adeen xubna ha midigta fog ee xibisga Jamhu uriga, kuwaa oo ku eedeeyay inuu heshiis qarsoodi ah la galay Aqalka Cad si uu u sii wado maalgelinta Ukraine.
Kevin McCarthy xi ka qaadista lagu sameey ay ayaa noqoneysa qofkii ugu horeeyey taarii khda Maraykanka ee aqalka wakiillada ka waa ya kalsoonida lagana laga tuuro xilka. waxa ay na tani soo afjare ysaais qabqabsi ka dhex jir ay xisbiga Jamhuuriga.
Xafiiska Maareynta Masiibooyinka ee DDS oo ka hadlay fataha adaha kusoo wajahan degaanka
Xafiiska Maareynta Masiibooyinka ee DDS oo war kasoo saaray xaalada ha duufaannada iyo roobab mahiigaan ah oo la sheegay inay dhawaan ka da'ayaan de gaannada Soomaal ida ayaa sheegay inay digni ino hordhac ah gaadhsiiy een dadka deggan goobaha laga yaabo inay duufaannadani ka dhacaan.
Wasiir kuxigeenka Xafiiska Maareynta Mas iibooyinka Dowlad degaanka Soom aalida Ba shiir Xuseen Cilmi waxa uu Warb aahinta la wa daagay in diyaar garow bad an laga sameeyay fatahaadahaas iyo roobabka degaanka kusoo wajahan, isagoo dhinaca kale xusay in wacyig alin iyo digniino la gaarsiiyay dhammaan dadka deggan wabiyada iyo meelaha biyo mareenna da ah ee la filayo inay ka dhici karaan fatahaad uhu.
Dhinaca kale waxa uu Wasiir ku xigeenku sheegay in fatahaaduhu ay ka dhacayaan ama ka billaabmayaan gooba ha xiga dhanka Wab iga Shabeelle sida Waangaay, Cayuun, labada Iimay Abaa qarow, Beer caano, Godey, ilaa Fe erfeer. Sidoo kale Wabiyada jiinkooda sida Wa biga Weeb, Jannaale iyo Daawa. iyo waliba go ob walba oo biyo mareen noqon karta.
Maalmihii lasoo dhaafay ayaa Xafiisku iyo cid walba oo ay khusayso arrimaha ka imaan kara roobashan waawayn ee kusoo wajahan dega anka Soonaalida, waxay waday dadaallo xoog gan oo lagaga horta gayo saamaynta ka dhal an karta rooba shaas oo sida la sheegayo fat ahaado waaweyn keeni karta, iyadoo dhanka shacabkana digniino lagaarsiiyay ah inay ka fogaadaan goobaha ka ag dhow Wabiyada iyo biyo mareennada ay ka dhalan karto fatahaad uhu xilliyada ay da'a an roobashaa kusoo waj ahan deg aanka Soomaalida.
SIDA UU U SHAQEEYO IYO SHARUUDA HA ADEEGGA CUSUB EE LACAG TA LAGAGA HELAYO TIKTOK
XIGASHADA SAWIRKA,ABDISHUKRI HAYBE
Qoraalka sawirka, Xafsa Xilkas waxay ka mid tahay gabadha muuqaalada sameeya ee uu Tiktok u noq day fursad ay ku helaan xorr iyad dhaqaale
Shirkadda Tiktok ay aa bilaabaysa barna amij cusub oo dadka sameeya fiidiy owya da ay lacag badan u ga samayn karaan bartan bulsho. Barna amijkan cusub ayaa tartan xoog leh lagu la gel ayaa baraha Facebook iyo YouTube, oo aad u ga fac weyn TikTok islamarkaas na horey u ah aa barahii bulsho ee ugu horreeyay ee ay lacag ka sameeyaan dadka muuqaa ladda sameeya.
Shirkadda Tiktok ayaa bilaabaysa barnaamij cusub oo dadka sameeya fiidiyo wyada ay lac ag badan uga samayn karaan bartan bulsho.
Barnaamijkan oo la yiraahdo Creativity Pro gram Beta wuxuu qofka u suurto galinayaa in uu galin karo bartiisa Tiktok fiidiyowyo kuwii ho re ka dhaadheer, lacag ta uu ka samayn kara na ay intii hore ka badan tahay. Barnaamijkan ayaa lagu beddelay kii la oran jiray creator fund.
Lacagta laga samayn karo barnaam ijkan ay aa ku xiran sida ay u shaqeeyaan fiidiyowyada waafaqa shuruudaha barnaamijka. Lacagta "abaalmarinta” ayaa marka la xisaabayo waxaa lagu qiimeeyaa in fiidiyowga uu shuruudaha soo buuxiyey iyo dakhliga kunkii fiirsasho ee fiidiyowyad aas shuruudaha soo buuxiyey (RPM).
Qof kasta oo lacag ka samayn jiray barna amikii Creator fund ayaa barnaa mijkan cusu bna lacag ka samayn kara sida ay shirkaddu sheegtay.
Lacagta uu qofku ka samayn karo waxay ku xirnaan kartaa dhowr arrimood oo ay ka mid yih iin sida ay dadku ula falga laan fiidiyowga, asal ahaanshaha macluu maadka, gobolka laga daa waday fiidiyow ga, iyo u hogaansanaanta shuru ucda iyo tilmaamaha.
Xaddiga lacagta ayey shirkadda Tiktok sheeg tay inuu dhowr goor ka badan yahay intii laga samayn jiray baranaamijkii hore. Dadka fiidiyow yada leh waxay "abaalma rin” badan ku heli ka raan hadba sida fiidi yow yadoodu u shaqeeyaan.
Barnaamijkan oo dhowr bi lood kaliya socda waxaa shuruudaha qofka doonaya inuu lacag ka sameeyo ka mid ah in akoon uu ku leeyahay Maraykanka, ugu yaraan inuu jiro 18 sano, in ay bartiisa ku xiran yihiin ugu yara an 10,000 oo akoon, iyo in 30ka maalmood ee ugu dambeeyey fiidiyo wyada laga daawaday bartiisa ay gaa rayaan 100,000 oo daawasho.
Fiidiyowyada sharci ahaan noqon kara kuwo shuruudda ka soo baxay waxaa ka mid ah ku wa ugu yaraan 1000 goor la fiirsaday, kuwa aan lagu samayn barnaa mijy da Duet iyo Stit ch, Fiidiyowyo tayad oodu aad u sarrayso, ku wo aan ahayn masawir (Photo) aan dhaqdhaq aaq lahayn, iyo kuwo aan looga gol-lahayn xayeysiis in lagu sameeyo. Dadka baraha ku leh Tiktok ayaa ku biiri kara barnaamijkan Beta, ayadoo ay san waxba iska beddeli doonin tir ada dadka ama akoonnada iyaga ku xiran, la akin arrinta muhiimka ah ayaa waxay tah ay da lalka ilaa hadda la iska diiwaan gelin karo. Mar ka laga yimaado Maraykanka, dadka shuruuda ha soo buuxiya ee jooga dalalaka Baraasiil, far ansiiska, Jarmalka, Japan, K/koofureed iyo UK ayaa ka qayb gali kara, waxayse shirkaddu she egtay in ay sii balaarin doonto tirada dalalka uu ka shaqeynayo barnaamijkan.
Shirkadda waxay qiyaasaysaa in seddexda sano ee soo socota ay lacag gaaraysa hal Bily an oo Doollar siin doonto dadka Fiidyowyada sameeya. Arrintan ayaa dadka aadka u daraa seeya dhaqdha qaaqa baraha bulshada waxay ku tilmaam een mid khatar ku ah baraha kale ee ay ka midka yihiin Youtube iyo Facebook. Bara haas ayaa iyagana lacag laga sameeyaa marka fiidiyowyo la geliyo.
Maalintiiba waxaa barta Tiktok iminka lagu qiyaasaa inay isticmaalaan 1 Bilyan oo akoon/ qof. Sanooyinkii u dambeeyey waxaa aad u soo badanayey Soomaalida isticmaasha Tik tok, kuwaasoo isugu jira dad bulshada magac ku dhex leh sida jilayaal, fanaaniin, cayaartoy, aqoonyah anno, madax, hay’ado dawladeed, kuwo ganacsi, shirkado adeegyo bixiya, hay’a daha warbaahinta iyo shakhsiyaad soo caan baxay markii uu Tiktok hanaqaaday.
Muddadaas waxaa isa soo tarayey qaa bka ay dadkaas lacagta uga sameeyaan Tiktok iyo farriimaha iyo macluumaadka ay xambaarsan yihiin. Dawladda Soomaaliya ayaa isku dayday inay joojiso baro bulsho o TikTok uu ka mid ya hay, kuwaasoo ay u cuskatay in lagu faafiyo arr imo dhaqanka iyo anshaxa ka soo hor jeeda. Amarkaas oo la soo saaray 20 Agoosto ayaan ilaa ha dda dhaqan gelin
Bilaal Bulshaawi waxa uu ka mid yahay dha llinyarada ku tiirsan TikTok ee ka horyimid go' aankii dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay bishii Agoo sto in ay mamnuucday Tik Tok, app-ka farriimaha lagu wadaago ee Telegram iyo barta online-ka ee 1XBet ee qamaarka
lagu dheelo, si loo xaddido wararka been abuurka ah, sida uu sheegay wasiirka isgaars iinta iyo teknolojiyadda Soomaaliya.
"Wasiirka isgaarsiinta wuxuu amrayaa shir kadaha internet-ka inay joojiyaan aala dahan, oo argagixisada iyo kooxaha kale ay u adeegsadaan faafinta sawirrada naxd inta leh iyo been abuurka oo ay u gudbi yaan bulsha da," ayaa lagu yiri warsaxaafa deed kasoo bax ay wasaaradda.
Xubno ka tirsan al-Shabaab ayaa la sheeg ay inay dhaqdhaqaaqooda kusoo wadaagaan baraha TikTok iyo Telegram. Laakiin go'aankii wasiirka ma uusan dhaq angelin kadib markii uu diidmo xoogan kala kulmay dhalinyarada ku xiran bartiisa, oo uu ka mid yahay Bilaal Bul shaawi oo ka mid ah dhallinyarada ugu caans an baraha bulshada, islamarkaas na loogu yee ro 'Madaxweynaha TikTok'.
Bilaal ayaa berrigaas ka digay in saam eyn weyn oo dhaqaale ay ku yeelan karto dalka iyo dhalinyarada ba haddii uu dhaqangalo go'aan ka dowladda, isaga oo sheegay in ay waqti dheer qaadan kareyso in la helo il dhaqaale oo kale. Sidee hadda lacag looga sameeyaa TikTok?
BBC-da ayaa la hadashay labo qof oo app-kan isticmaala ayna u suurtagashay inay lac ago ka sameeyaan. Waxay noo sheegeen in ay jiraan habab kala duwan oo dhaqaale looga he li karo TikTokXaggey ka timaadaa lacagta?
Maxamed Al-Ghandour waa khabiir ku xeel dheer habka suuq geynta loogu same eyo dhin aca obline-ka iyo baraha bulsh ada, oo mid ka mid ah uu yahay TikTok. Isaga qudhiisa waxa uu bartaas ku leeyahay qiyaastii nus malyan qof oo ku taxan bogiisa. Wareysiga uu siiyay BBC-da laanteeda afcarabiga ayuu ku sharra xay saddex qaab oo lacag looga sameeyo TikTok 1- Taageero toos ah
Qaabka ugu horreeya waa "caawinaad toos ah", taasoo dadka isticmaala TikTok ay bixiya an mararka ay daawanayaan muuqaallo toos loo baahinayo, halkaasoo qof kasta uu ku yabo ohi karo inuu si samafal ah ugu deeqo lacag uu siinayo qofka muuqaalka leh, taas oo uu ku mu ujinayo mahad celin iyo sida uu uga helay xogt aas loo soo gudbiyay ama madadaal ada. Laca gtaas marka dambe shirkadda TikTok ayaa xo ogaa yar ka reebata ka hor inta aan loo sii gud binin qofka loo waday.
2- Xayeysiin suuq galin ah
Qaabka labaad waa hab heshiis ah oo xay eysiin suuq galin ah loogu sameeyo shirkada ha, taasoo Al-Ghandour uu ku tilmaamay sida lacagta ugu badan looga helo TikTok. Shirkado cayiman ayaa lasoo xiriiraya qofka waxayna ka codsanayaan inuu u suuq galiyo badeecooyin kooda kaddibna waxa uu gado laga siiyo saami la isku afgartay. Qofka taageerayaasha badan leh waxa uu sidaas ku suuq galinayaa wax soo saarka shirkadda isagana lacagtii ayuu wax ka helayaa, waxayna mar walba ku xiran tahay sida uu u dadaalo iyo sida ay taageerayaa shiisu u badan yihiin.
Al-Ghandour waxa uu diiradda ku saa raa Tik Tok xayeysiimo uu u sameeyo shir kado iibiya qalabka online-ka loo isticm aalo.
Waxa uu sheegay in mararka qaar saamiga dadka qaabkan wax u xayeysiiyo ay helaan uu gaari karo ilaa 60% iyo wax kasii badan oo ka mid kharashka sheyga la iibiyay.
Al-Ghandour, oo ah nin hadda ku jira da'da soddomeeyada, waxa uu noo sheeg ay in alaa bta uu heshiiskan ku iibiyo uu bil walba ka helo lacag dhan 1,000 ilaa 3,000 oo doolar.
Hase yeeshee isagu gabi ahaa nba TiokTok ug uma tiirsana dhaqaale ahaan, maadaama uu agaasime ka yahay shirkad qalabka korontada iibisa oo fadhigeedu yahay Sacuudiga.
3- Talooyin la siiyo dadka
Qaabka saddexaad ee lacag looga helo TikTok waa in dadka kugu xiran la siiyo tal ooyin dhin acyada kala duwan ah, markaas na TikTok wa xaa loo adeegsanayaa oo kal iya in lagu soo gu dbiyo adeeggaas. Cashirradaas ayaa dadka to oska u soo dalba looga qaadaa lacag u qalanta ade egga la-talin ee la siinayo. TikTok waa ade eg u furan qof walba oo doonaya inuu isku soo bandhigo shakhsi ahaantiisa iyo waxa uu doon ayo inay dadka kale ka faa'iidaan. XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHKHAMIIS 5-TA OKTOOMBAR 2023-KA
..