
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 4-TA OKTOOMBAR 2023-KA
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Addis Aba ba uga qeyb galay Shirka Iskaashiga Wasiirad da Maaliyadda Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Md. Biixi Imaan Cige oo ku sugan M/Addis Ababa ee dalka Itoobiya ay aa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative).
Shirkaan ayaa looga ha dlay horumarinta iyo is kaashiga dhaqaalaha dalalka Geeska Afrika ka as oo uu ugu horeeyo fulinta qorshayaasha is ku socodka ganacsiga gaar ka ee bulshooyinka dalalkaasi ay maamulaan.
Wasiirka Maaliiyadda Soomaaliya ayaa khu dbad kooban oo uu ka jeediyay shirka waxa uu uga hadlay mudnaanta ay DFS u leedahay ka qeybgalka shirkaan iyo hirgalinta qorshayaa sha iskaashi ee dhan ka maalgashiga iyo fur sadaha dhaqaale ee dalalka Geeska.
Wasiir Cige oo markii 1aad ka qeybgalaya shirkaan ayaa si diiraan loogu soo dhaweeyee shirka. Wasiirka Maaliyadda dalka Itoobiya Md . Axmed Shide oo sidoo kale ah Guddoomi ya ha Sanadkan ee Iskaashiga W/rada Maaliyada Geeska Afrika ayaa ku boogadiyay DFS sida ay heer wanaagsan uga gaartay hannaan ka barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya ee ECF.
Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ca yaaraha XFS Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho sha qo ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Masar Dr Ashraf Subxi oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddiga fulinta W/dhallinyar ada iyo cayaaraha wadamada Carabta.
2da wasiir ayaa ka wada hadalay xoojinta iyo kor u qaadidda iskaashi ga dhinacyada jihaynta dhallinyarada, is-dhexgal ka Ciyaaraha,&kala faa’I idaysiga khibradaha maamulka Isboortiga iya doo dalka Masar uu ka mid yahay wadamada xagga Afrika ugu horreeye dhinaca Ciyaa raha.
Wasiir Barre & Wasiir DrAshraf Subxi ayaa sidoo kale isla soo qaaday martigelinta xulka qaranka Somaliyeed ee ka qaybgalaya isreeb-reebka koobka adduunka ee qaaradda Afrika & sidii xulka qarankeennu Hoyad ( ome) ugu noq on lahayd dalka masar inta ciyaaruhu socdaan maadaama tashiilaad badan oo xulalka qaarad du u baahanyihiin weli dalkeenna u dhimman tahay.
Labada wasiir ayaa isla gartay in wixii farsa mo ah loo daayo xiriirrada labada dhinac ee Somaliya iyo Masar waxaana Wafdiga wasiirka ka mid ahaa guddoo miyaha xiriirka Somaliy eed ee kubadda cagta Md.Cali Cabdi Maxa med (Cali Shiino) oo dhiggiisa Masar kala sii xa ajoon doona sidii farsamo ahaan ay D/Masar nooga taageeri lahayd kobcinta maamu lka iyo farsamada ciyaaraha.Dhinaca kale Wasiir Barre iyo wafdigiisa oo ay ka mid ahaayeen agaa simaha guud ee Wa saaradda Md. Cabdiraxiim Warsame Diiriye ay aa ka qaybgalay furitaanka tuulada ciyaaraha Masar oo ah goobo ay ku dhanyihiin nooc yada kala duwan ee garoomada iyo goobaha lagu ciyaaro. Ugu danbayn W/wasaaradda dhalli ny arada iyo cayaaraha Somalia ayaa u mahad ce liyay danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar Amb.Ilyaas Sh.Cumar &Diblumaasiyiinta kale ee safaaraddeena Qaahira oo shaqo qurux ba dan la qabtay Wasiirka iyo wafdigiisa.
Hay’adda cilmi baarista baddaha Soomaaliy eed oo digniin u dirtay shacabka Soomaa liyeed
Waxaana aad ina soo gaaray, hay’adda ma areynta musiibooyinka ku magacowday oge ysiiskeeda DIGNIIN, in saadaashu sheeg ayso roobab mahiigaana oo ku soo wajahan dal keena. Hay’adda cilmibaarista badaha Soomaa liyeed, wey dareensaneed isbedelka cimillada ee la filan karo Deyrta, laakiin waxay aad u eeg eysay dhinaca Badda oo hadda ay ka soo saar eyso baaqaan ay ku maga cawday Digniinta
L.2, ee ISBEDELKA XAALADDA BADDA EE LA FILA KARO IYO SIDAAN:
1. IN ROOBAB BADAN OO GAARAYA SA DDEX DALOOL ROOBKII DI’I JIRAY WAQTIG AAN, BADDANA DAADADKA DHULKA U BAD DANA KU DA’AYAA SIDA BERRIGA.
2. Daadadka Waadiyada iyo Wabiyada waxay kor u sii qaadi karaan Heerka (Level) ka BADA.
3. Waxaana intaa la sii jira in Qorraxdu ay ka tallaabsatay DHULBAR AHA ayadoo Koonfur u soco ta 23 September 2023; HAD D ABA kuleylku wuxuu jiraa Deyrta Koonfurta Dhulbara ha, Waqooyiga Dhulbaruhu waa Diirimaad Qab ow iyo BARAF Deyrta.Sidaa awgeed, waxaa aad u suuragal ah in uu Dhalaalo Barafka Badweynta Waq ooyi "Ar tic” soona gaaraan Biyaha Barafku Badweynta Hindiya.
Haddaba sababaha Saddexda ah ee aan soo xusay & wax kale oo raaci karto waxay kordhin karaan heerka Badda: (Buuxin karaan) Kicin karaan, qasi karaan, taasoo ay suuragal tahay in Baddu soo gasho xeebaha Barriga oo ay wax ku yeesho magaalooyinka iyo tuulooyinka xeebaha Dalka, gaar ahaan Muqdisho oo Xee bteeda Godad laga qoday oo halis ah iney bad du soo gasho una soo gudubto Magaalada, ga ar ahaan Bariga LIIDO sidoo kale Koonfurta Xalane oo haddaba biyihi Baddu ay ku jiraan.
Sidaas awgeed, waxaa habboonaan lahayd in Dowladda hoose ay arrintaas xal u helaan oo ah duugista godadka Xeebaha iyo dhisid Darbi ilaa 0.5 (Nus) Mitir ah meelaha qaarklood sida Koonfurta Xalane ee Muqdisho.
Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo gaaray Dhuusa-mareeb
Madaxweynaha D/G K/Galbeed C/casiis Ma xameed Xasan (Lafta-gareen) ayaa shalay ga ar ay M/Dhuusa-mareeb ee Xarunta DG/obo le edka Galmudug. Wafdiga Md Lafta-gareen waxaa si weyn loo gu soo dhoweyey Garoon ka Diyaaradaha M/ Dhuusa’Mareeb ee Caasimada D/Galmudug.Masuuliyiintii soo dhaweys ay waxaa ka mid ah aa Wasiirka G/dhiga Soo maaliya iyo Madax weyn aha D/G /Galmudug Axm ed Cabdi Kaariye (Qoor Qo or) ee mart ida loo yahay. Wararka aan heley no ayaa she gaya in Laft agreen uu ku yimid casuumaad uu ka helay Ma daxweynaha Soom aaliya Xasan Sheekh oo ku sugan Dhuusa-mareeb. Ujeedka u yeerista Laftagreen ayaa la gu sheegay warar aan helnay si loo xaliyo xur guf kala dhex eysa siyaasiyiinta xukun doonka ah ee reer Koonfur-galbeeed kuwaasoo dhawan laftigoo du tageen Dhuusa-mareeb lana kul meen Madaxweynaha Soomaaliya.
Siyaasiyiinta xukun doonka ah ee reer K/Gal be d ayaa madaxweyne Xasan kaga dacwood een Madaxweynaha K/Galbeed inuusan diyaar u ahayn qabashada doorashada Madaxtinim ada madaama uu waqtiga ka sii dhamanaayo.
Madaxweynaha Jabuuti oo soo saaray Dig niin la xiriirta Dhibaato Soomaaliya ka dhici karta
Madaxweynaha dalka Jabbuuti, Md .Ismaa ciil Cumar Geelle ayaa si weyn u taageerey in dib loo dhigo xilliga ay dalka Soo maaliya ay ka bax ayaan Ciidama da Nabad Ilaalin ta u jooga ee ATMIS .Soo ma aliya ayaa dabay aaqadii bishii September ee tagtay si rasmi ah codsatay in la hakiyo qors hihii bixitaanka ciid ammadii Nabad Ilaalinta u joogay Soomaaliya, oo muddooyinkii u danbeeyey si qayb qayb ah uga baxayey guud ahaan fadhiisim madii ay ku lahaayeen dalka.
Bisha December ee sanadka soo socda ee 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambee ya oo ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee ATMIS. Madaxweyne Gelle oo wareysi ga ar ah siiyay telefishinka TRT World ayaa sheeg ay in haddii ay ciida mada ATMIS Soomaaliya ka baxaan iyada oo aan la diyaar garoobin ay dhaceyso xaalad jahweer ah oo la mid ah tii ka dhacday Afghanistan.
"Bilahan soo socda aad ayay muhiim u yihiin, haddii kale waxaanu mar 2aad arki doonaa wi xii ka dhacay Afghanistan, markii ay ciidamada Mareykanka waddanka ka baxeen iyada oo a an diyaar garow jirin,sidaa darteed tan Sooma aliya haddii ay sidaas dhacdo waxaa gebi aha anba dhima naya rajada dadka oo dhan.”
Horay Jabuuti iyo Kenya ayaa walaac uga muujiyay ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya waxayna markaasi sheegeen in ciidamo ka soc da 2da dal oo ka madax bannaan kuwa ATMIS ay geyn doonaan guadaha Soomaaliya.
Maamulka Jubbaland ayaa isna walaac ka mu ujiyay bixitaan ciidamada Nabada Ilaalinta ee ATMIS iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa go’aan aan laga fiirsan, horseedi karana in Al-shabaab ay qabsadaan goob aha ay baneeyaan ciidama da maaddaa maa ciidamada Soomaaliya ay ku adag tahay in sugaan amniga goobahaas.
Markii ay ciidamada ka baxeen qeybo ka mid ah goobihii ay sugnaayeen ayaa waxaa qaar ka mid ah dib u qabsaday Al-shabaab taas oo
walaac badan abuurtay.
C/C /Shakuur: Kaamirada dagaal ka ha laga leexiyo siyaasiyiinta oo…
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdisha kuur Warsame oo haatan ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arri maha bani’aadanimada oo ka hadlay dag aalka kooxda Al-Shabaab ka dhanka ah ee ka socda dalka, ayaa soo jeediyay arrimo dhowr ah.
Cabdiraxmaan Cabdishak uur ayaa ugu horreyntii waxa uu sheegay in guubaab ada da gaalka ay ta hay inay ku jeedo ask ariga dhimanaya ee dagaalka ku jira, qadd iyada loo dirarayo iyo caddaynta cadawga lala dagaalayo.
Waxa uu dhaliilay in warbaahinta ay buun-buuniso siyaasiyiinta, ayna tahay in kaamirada iyo warbaahinta lagu jeediyo geesinnimada as karta dhimaneysa ee u dhaawacmeysa xor eynta dalkeenna.
"Anaga waxaa rabnaa in cidda mudnaanta la siinayo ee la buun-buuniyo dagaalka inay no qoto askariga dhimanaya weeyi. Annaga siya asiyiin ayaa nahay, laakiin haddii kaamirada iyo warbaahinta dagaalka lagu galayo siyaasiga maanta dhan lagu jeediyo,” ayuu yiri Cabdira xma an Cabdishakuur.
Sidoo kale waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Dagaalka macno ma yeelanayo haddii aan askariga dhimanaya, kan dhaa wa cmaya iyo kuwa iska dhinac dagaala maya. Mida labaad waxaa waaye in warbaahinta ku jirto waaye maxaa loo dagaalamay, howl-galka qeexitaan kiisa, in maanta dhan anaga nagu daba jiro oo uu na sawiro ma ahan.”
Sida muuqata Cabdiraxmaan ayaa la dhac saneyn dhaqanka muddooyinkii dam be ay siy aasiyiinta iyo masuuliyiinta dowla dda iskaga dayanayaan, kaasi oo ah in warbaahinta dow ladda loo adeegsado sidii magac loogu heli lah aa dagaalka socda, ayada oo socdaalkooda uusan macno bad an u sameynayn gulufka socda.
In la dhiiri-geliyo ciidanka, ayna mas uuli yii nta aadan furinta waa arrin wanaag san, hase yeeshe dhaqankaan ayaa wax badan ka duw aneyn mashruuca la magac baxay "igu sawir iyo iga gaarsii” oo aan macno badan soo kor dhineyn.
Si kastaba, Wejiga koowaad ee dagaa lka Al-Shababa oo haatan dardar ku socda ayaa waxaa kooxda looga xoreeyay deeg aano iyo degmooyin muhiim ah oo sanado badan ku jiray gacantooda.
Sidoo kale waxaa kooxda tan iyo markii uu billowday dagaalka looga laayay xubnihii u bad naa oo ay ku jiraan horjooga yaal, sidoo kale waxaa dowladda usoo galay madax ka tirsan kooxda iyo xubno sanado ka barbar dagaala mayay, kuwaasi oo ka faa’iideystay cafis ay do wladda u fidisay.Duqeyn ka dhacday degmada Buu’aale & faah faahino kasoo baxaya
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxaya duqeymo diyaaradeed oo saac adihii la soo dhaafay ka dhacay degmada Buu’aale ee gobolka Jubb ada Hoose, halkaas oo saldh igyo waaweyn ay ku leeyihiin Ururka Al-Shabaab.
Wararka aan helnay ayaa sheegaya in ilaa Saddex qarax jugtooda laga maqlay degmada Buu’aale sigaar ah xarumo ay Al-Shabaab ku leeyihiin degmadaas, waxa ana duqeyntaas fuli yay saaxiibada Caala miga ah oo taageeraya dowladda Soomaa liya.
Goobaha ay duqeymaha ka dhaceen ayaa waxaa kamid ah Saldhiga, warbiya ah dhinac eeda iyo Isbartiibada, halkaas oo dhaq dhaq aaqyo ay ka wadeen Saraakiil katirsan Al-Shabaab.
Markii ay duqeynta dhacday ayaa waxaa ha wada laga saaray Isgaarsiinta degmada Buu’ aale taas oo yareysay in la ogaado xogta khas aaraha ka dhashay duqeynta, balse saraakiil katirsan Ciidam ada dowladda Soomaaliya ay sheegeen in khasaaro xoogan Al-Shabaab lagu gaarsii yay duqeynta.
Dowladda Soomaaliya ayaan weli wax faah faahin kama bixin duqeynta lala beegsaday Saldhigyada Al-Shabaab ay ku leeyihiin degma da Buu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe.
Xildhibaan Sanbaloolshe oo shaaciyey xogta sida lagu sii daayey Cali Xooshow
Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Cali (San balooshe) ayaa soo saaray qoraal uu ku shar axay sidii ay ugu suurta-hashay inay cabsiga ka soo daayaan Cali Cabdi Cali Xooshow oo maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa Muqdisho.
Xooshow oo ka tirsanaa wasa aradda arrimaha dibadda ayaa waxaa maalmo ka hor soo xirtay hey’adda NISA, in kastoo aan la shaacin dembiga loo heysto, ha dana wararka qaar waxay sheegayaan in dho wr jeer uu Cali Yare Cali oo dowladda mucaar ada ka gacan siiyey inuu dib u helo bartiisa Facebook oo laga xiray.
Sanbalooshe ayaa sheegay in xildhib aa nada beesha Xawaadle ay xoriyad u raadinta Xooshow u wakiisheen isaga iyo Xildhibaan Ciid, isla markaana ay u tageen Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo amray in xabsiga laga sii daayo Xooshow.
"Waxaan jecleystay in aan halkaan ku cad eeyo in soo deynta Cali Cabdi Cali Xoosho ay ka dhalatay dadaal ay u dhamaayeen dhamaan xildhibaanada Beesha oo aan kala har laheyn ayaga oo aniga iyo Xildhibaan Ciid inoo wakiish ay in aan u tagno Agaasimaha Hayada NISA Md. Mahad Maxamed Salaad, kaas oo runtii si qiima badan noo soo dhaweeyey isla markaa sna si sharaf leh nooga aqbalay in uu codsig eynii ku aadanaa soo deynta Agaasime Xoo show,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Sanbaloolshe.
Qoraalka Xildhibaan Cabdullahi Sanbalool she ayaa intaas ku sii daray, "Xildhibanadu waa ku waajib in ay si Hagar-la’aan ah ugu ade egaan dadka ay matalaan sidaa darteed ma ahan in dhibco siyaasadeed laga raadiyo ama la is muujiyo markii wax yar la qabtaba.”
Sanbaloolshe ayaa dalbaday in wararka ku saabsan xariga Xooshow halkaas lagu demiyo, maadaama ay dowladdu awood u leedahay inay qof xirto.
"Dowladnimadu Waa xoogeysatay war xu ma tashiilka iyo xaalad abuurkana hala yaree yo. Dadka waxa xiri kara laakiin aan soo deyn karina yaan warkooda la dhegey sanin. Maha sanidiin,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xildhibaan Cabdullahi Sanbaloolshe.
Cali Cabdi Cali Xooshow oo loo yaqaa no Cali Suxeyfa wuxuu mar soo ahaa Weriye ruu gcadaa ah, hadda wuxuu ka tirsan yahay sha qaalaha wasaaradda arrimaha dibadda Sooma aliya, wuxuuna ku magacaaban yahay agaasi maha warfa afinta ee wasaaradda.
Xooshow ayaa ku dhawaad toddobaad ku xirnaa Muqdisho, waxaana aad loo dalbanan yey in xoriyadiisa la siiyo, inta badan siyaasiyi inta, saxafiyiinta iyo saaxiib adiis ayaa maalma haan dowladda ka codsanayey in Cali Xoo show xoriyadiisa la siiyo.
Boosaaso oo yeelatay labo maamul oo iska soo horjeeda iyo khilaaf soo shaac baxay
Waxaa soo baxay Khilaaf xooggan oo ka dhex aloosan dhisida golaha degaanka degma da Boosaaso, kadib markii ay laba garab u kala baxeen xubnihii golaha degaanka ee ku soo baxay doorashadii qof iyo cod ee ka dhacday magaaladaas
Khilaafka ayaa yimid ka dib markii Afar Xisbi ay ku heshiiyeen inay wada dhistaan golaha deg aanka Boosaaso, si meesha looga saaro Xisbiga haysta kuraasta ugu badan ee Mideeye, taasoo abuurtay muran.
Golaha degaanka Boosaaso oo ka kooban 33 xubnood oo ka soo baxay 6 xisbi ayaa noqday laba garab oo midi uu taageersan ya hay heshiiskii afarta xisbi, halka garabka kale uu raacsan yahay Mideeye.
Garabka xisbiyada heshiiyey oo uu gadaal ka riixayo maamulka Deni ayaa maanta gudd oomiyaha degmada Boosaaso u dhaariyay Cabdifitaax Shanle oo ka tirsan xisbiga SINC AD, halka guddoomiye ku xigeeen ay u dhaariy een Bashiir Siciid oo ka tirsan Mustaqbal.
Dhinaca kalena Garabka xisbiga Mideeye ayaa guddoomiyaha degmada Boosaaso u doortay Cabdiraxmaan Jinac oo ka tirsan xisbiga Mideeye, halka xigeen ay u doorteen Cumad Mursal oo ka socda xisbiga Mustaqbal.
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxaa ayaa ka horyimid tallaabooyin kan ay ku kaceen labada garab ee golaha degaanka Boosaaso oo uu ku tilmaamay kuwa aan waafaqsanayn habraaca dhisidda golaha degaanka.
Hadalka Wasiir Juxaa waxaa ka horyimid wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha Puntland Maxamed Axmed Kulan oo taageeray maam ulkuu ay dhaariyeen garabkii xukuumaddu riixa ysay.
NISA oo gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qa ranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Suf yaan Sheekh Axmed, oo waayi hii dambe faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi ku ah nabadda, xasiloonida iyo Dowl adnimada Soomaaliya, sidoo kalana taageerayay Khawaarijta
.Sufyaan oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo deganaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayay hay’adda NISA kasoo dejisay magaalada Muqdisho waxa ayna ku bilawday baaritaanno iyo wareysiyo la xiriira cilaaqaadka kala dhaxe eya argagixisada, shabakadaha kale ee ku xiran iyo shaqsiyaadka la wadaaga fikirkan hali sta ku ah guud ahaan ummadda Soomaali yeed.
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA waxaa ka go’an in ay gudaha iyo dibaddaba ku beegsato cid walba oo gacan saar muuqda iyo mid qarsoonba la leh argagi xisada, kuna garab siineysa dhibaatada iyo gu maadka ay ku hayaan shacabka Soomaal iyeed.
Nin Al-Shabaab ka tirsanaa 13 sano oo isku dhiibay Ciidanka Xoogga dalka
Maxamed Cumar Maxamed oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xo ogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degaan ka Baar-sanguuni ee G/Jubbada hoose. Ma xamed Cumar ayaa ka tirsa naa xoogaga Al-shabaab ee D/Jamaame iyo nawaaxigeeda ka howlgala
Guutada 11-aad Qeybta 43-aad ee ciidanka XDS ayaa Maxamed oo ayeryanayaan xubno ka tirsan Al-shabaab ka dhiciyey islamarka as na ka badbaadiyay, soona dhoweeyey sida sar aakiishu sheegeen.
Maxamed Cumar Maxamed ayaa Warbaah in ta Qaranka u sheegay in al-shabaab ay ka xay steen isagoo 8-jir haatana da’diisu ay tahay 21-sano jir
Ka dib markii aan arkay dhagarta iyo dhibta joogtada ah ee al-shabaab iyo howlgalada ciida nka XDS ka wadaan dalka ayaan go’aansaday inaan ka soo baxsado kooxdaas” ayuu yiri Max amed Cumar Maxamed.
Aqoon Is-Weydaarsi Loo Qabtay In Ka Bad an 200 Da’yar Soomaali Ah Netherlands
Magaalada Breda ee waddanka Netherland waxaa lagu qabtay Sebtidii aqoon is-weydaarsi ay ka soo qeybgaleen in ka badan 200 dhalin yaro Soomaali ah oo ka kala yimid cirifyada dalkaasi.
Aqoon is-weydaarsig an, oo ah kii ugu horr eeyay noociisa, waxaa soo qabanqaabiyay hay’adda Kardo ee fadhigeedu yahay Magaa lada Zwolle, waxaana qabsoomidiisa suurt agel iyay "Oranje Fonds”.
Cabduqaadir Cali [Nuune] oo ah Guddoomiy aha hay’adda Kardo, oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in ujeedada ay kulankan u soo abaabuleen ey tahay in ay kala faa’ideystaan dhalinyarada dalkan wax ku bartay, isaga oo intaas ku daray in ay qaar dhalinyarada ka mid ah oo dalkan ku bartay culuun kala duwan ay tusaale fiican u noqon karaan kuwa ku hami naya in ay ku daydaan.
Kulanka waxaa si weyn uga dhexmuuqday gabdho Soomaali ah; waxaana dadkii ka qeyb galay ka mid ahaa Ganacsade Kadir Ahmed oo ah milkiilaha warshad soo saarta
nuucyada kala duwan ee rootiga xalaasha ah.
Sidoo kale, dadkii ka hadlay aqoon iswey daarsiga waxaa ka mid ah orodyahan Maxa med Cali oo guulo taariikhi ah ka gaaray tarta nka orodada dalkan NL.
"Nasiib wanaag waxaan leenahay dhaliny aro dalkan wax ku bartay oo ay ku jiraan dhaq aatiir, ganacsato, garyaqaanno, kuwa kaalin weyn kaga jira isboortiga & dhalinyaro ku guul eystay in ay meel fiican ka gaaraan waxbara shada, waxaan soo dhoweynayaa in dhalinyar adaasi la dhiirageliyo” Ayuu yiri C/qaadir Nuune oo ururkiisu uu soo qabanqaabiyay aqoon isweydaarsiga.
"Waxaan dalkan imid 1992-dii, 10 sanno markii aan joogay ee aan waxbarashadeydii dhameystay waxaa igu dhacay "homesick” qofka dhalinyarada ah ee dalkan ku dhashay ama ku barbaaray mar walba waa inuu ma skaxda ku hayaa inuu dalkeenii u baahan yah ay in gadaal loo fiiriyo” Ayuu yiri Cabdulqaadir Nuune, isaga oo walaac ka muujiyay in dhalin yarada qaar uu ku yimid wax la yiraa "identity crisis”.
"Dalkan waxaa caadi ah in mararka qaar adigoo isku haysta inaad tahay qof dalkan u dhashay in lagu weydiiyo; Waddankee ayaad u dhalatay.? Jawaabtaadu, marka ay noqotay wa xaan u dhashay Netherland, mar kale ayaa lag ugu celinayaa su’aashii oo lagu leeyahay: Asal kaaga/waalidiintaa waddankee ayeey ka yimaadeen.? Adigoo isku haystay inaad Holla ndeys tahay ayaad ku qasbaaneysaa inaad sheegto dalka aad ka soo jeedo, marar badan bay dhacdaa, haddaadan adigu ku kalsoonaan inaad tahay Afrikaan ka yimid Geeska Afrika oo Soomaali ah, waxaa kugu dhacaya identity crisis” Ayuu yiri C/qaadir Nuune, isaga oo ugu baaqay waalidiinta in ay caruurta inta ay yar yihiin u sharaxaan taariikhda wanaagsan ee dalkooda.
Midowga Yurub oo ku adkeystay go’aan koodii ahaa Taageeridda Ukraine
Madaxa arrimaha debedda ee Midawga Yu rub Josep Borell ayaa Isniintii sheegay in urur koodu uu weli ku adkaysanayo taa geerada uu u hayo Ukraine, isagoo ku dhawaaqay deeq cu sub oo gaadhaysa illaa $5.25 billion oo dollar oo ay u fidinayaan Kyiv sannadka 2024.
Borell ayaa deeqd an ku dhawaaqay intii uu socday shir jaraa’id oo ay wada qab teen wasiirka arrimaha debe dda ee Ukra ine Dmy stro Kuleba. Wasiirada arri maha debe dda ee Midawga Yurub ayaa kulank oodii ugu horre eyey ku yeeshay Kyiv, si ay taageero ugu muujiyaan Ukraine. Kulankii ka dhacay Kyiv Isniintii, mada xa arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa ku tilma amay inuu ahaa mid taariikhi ah, kaas oo ay xulafada reer Galbeedku ay hareer istaageen Ukraine xilli ay ku jiro xaa lad adag.
Doorasho ka dhacday dalka Slovakia, oo xubin ka ah Midawga Yurub iyo Isba haysiga NATO, waxaa ku guulaystay mus harax taagee rsan Ruushka, halka golaha sharci-dejinta ee Maraykankuna ay miisa aniyadda si ku meel gaadh ah uga saar een, lacago loo qoonde eyey Ukraine.Arday hubeysan oo toogasho ku weera ray dad ku sugnaa Suuqa Siam Paragon Mall
Wiil dhalinyaro ah oo wata qori gacmeed ayaa rasaas ku furay gudaha suuq weyn oo la ga dukaamaysto oo ku yaala bart amaha caasi madda Thailand galab ni madii maanta, isaga oo dilay ugu yaraan la ba qof ka hor inta aan la qaban, sida ay mas uuliyiintu sheegeen.
Booliska ayaa sheegay in wiilkan 14 sano jir ah xabsiga loo taxaabay wax ka yar saacad ka dib markii la sheegay in rasaastii ugu hor eysay uu ku weeraray Siam Paragon Mall, oo ah mid ka mid ah meelaha ugu weyn ee laga dukaameysto ee Bangkok.
Muuqaal la soo galiyay baraha bulshada oo laga sii daayay taleefishinada ayaa muujinayay wiil dhalinyaro ah oo timo dheer oo ku jira gac anta booliska. taliyaha booliiska Torsak Sukvi mol uu xaqiijiyay inuu yahay qof aan qaanga arin oo uu u muuqday in uu la ildaran yahay xanuunka dhimirka.
Eedeysanaha ayaa lagu soo waramayaa inuu yahay arday wax ka baranayay iskuul aan ka fogeyn xarunta ganacsiga. Lama oga sab abta ka dambeysay weerarka.
Torsak waxa uu sheegay in laba qof la dilay oo kala ahaa nin u dhashay Shiinaha iyo mid u dhashay Myanmar. Goor sii horreysay, Yut thana Sretthan, oo ah maamulaha Xarunta Caa fimaadka Degdegga ah ee Erawan ee Bang kok, ayaa sheegtay in saddex qof la dilay lix kalena la dhaawacay. Ma jirin wax sharraxaad ah oo ku saabsan farqiga, in kasta oo Yuthana uu markii dambe taageeray lambarka booliiska.
Afhayeenka booliiska Archayon Kraithong ayaa u sheegay warfidiyeenka in xaalada ay gacanta ku hayaan suuqan oo lagu iibiyo moot ooyinka casriga ah iyo baabuurta raaxada, wax aana ka mid ah shineemo, aquarium iyo hoteel ka shanta xidigle ee Siam Kempinski.
Ra’iisul Wasaare Srettha Thavisin ayaa u sheegtay wariyeyaasha in ay ku wargeliyeen booliska in mid ka mid ah dadka dhintay uu ah aa dalxiise Shiinees ah oo da’diisa lagu qiya asay 30 sano jir.
"Waxaan jeclaan lahaa inaan taageero niy adda ah siiyo qoysaska dhammaan dadkii ku dhintay iyo kuwa dhaawacmay. ka dib tooga shadii ka dhacday gudaha Siam Paragon,” ayey tiri RW Srettha
Rabshadaha hubaysan ee noocan ah iyo toogasho wadareedku ayaan looga baran dalka Thailand. Toogashada ayaa mas’uuliyiinta ku kaliftay in ay si ku meel gaar ah u xidhaan gelitaanka goo bta tareenka ee Siam Square ee u dhow, taasoo ka hor istaagtay rakaabka in ay baxaan iyada oo wakhtiga fiidnimo ay bilaa
bmeen roob xoog leh.
SIDA UU U DHACAY DAGAALKII ASKARTA MAREYKANKA SASKA KU RIDAY,
Janaraal Maxamed Faarax Caydiid
Article information Author,CabdirisaaqAxmed Xasan Role,Cilmibaadhe iyo taariikh ururiye Sad dexdii Oktoobar sannadkii 1993-kii wa xay ahayd maalin ku reebtay Soomaaliya iyo caalamka xasu us aan la illoobi karin. Soddon sano ayaa maanta laga joogaa. Bal aan dib u eegno wixii dhacay maalintaas.
Maalintaas waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dagaal reebay taariikh lama illoobaan ah oo keenay dhimasho iyo dhaawac fara badan iyo burbur kadib markii ay ciidamada mareykanka ee leh tababarka ugu fiican ee oo loo yaqaan Rang ers iyo Delta Force ay kusoo qaadeen guri ku dhow isgoyska Hawlwadaag iyagoo doonaya iney sameeyaan hawlgal kooban oo lagu soo qabana yo rag sarsare oo ka tirsanaa la taliyayaasha Jen araal Caydiid oo uu amar ku bixiyey Jonathan Howe, taliyaha ciidanka Qarammada Midoobey ee Soomaaliya jooga (UNOSOM II) in la soo qabto.
Howe wuxuu ahaa jenaraal hawlgab noqday oo ka tirsanaan jirey ciidanka badda Mareykanka oo jagadaas loo magacaabay iyadoo Mareykanka lagu raalligelinayo. Kadibna waxaa qarxay dagaal culus oo aaney mareykanku ku xisaabtamin kaa soo ay u bixiyeen iyagu " Battle of Mogadishu” ama "Black Hawk Down incident.” Soomaaliduna waxay u taqaan maalintii Rangers-ka ama sagaal kii Bakaaraha. Saacado badan ayuu dagaalkaasi qaatay, duhurnimadii ilaa habeenkii oo dhan ilaa subaxdii dambe waaberigii.
Haddii aysan dhinaca Soomaalidu sameyn lah ayn debacsanaan dagaalku wuxuu qaadan lahaa waqti intaas ka badan, khasaaruhuna wuu kusii badan lahaa labada dhinacba.
Madaxweynaha Djibouti oo u diray caalamka digniin la xiriirta Soomaaliya
Boqolaal ka tirsan ciidanka xulka ah ee Mare ykanka gaar ahaan Rangers iyo Delta Forece iyo tobanaan diyaaradaha qummaatiga u kaca ee Black Hawk iyo Cobra iyo gaadiidka dhulka ayay soo geliyeen Mareykanku dagaalkaas. Markii int aas oo leysku daray ay awoodi weysey iney muqu uniyaan shacabkii rayidka ahaa ee magaalada Muqdisho ayay Mareykanku si khasab ah dagaa lka kusoo geliyeen ciidammo ka socdey dalalka Pakistan iyo Maleysia. Laakiin taasina waxba soo ma kordhin, oo dagaalkii wuu sii xoogeystey.
Kolk aa ayay madaxdii ciidammada Mareykan ku raadi yeen xal nabadeed iyo in la kala gurto meydadka iyo dhaawaca, dagaalkuna intaas ku ekaado maalintaas. Sidaas ayaana dhacday.
Khasaaraha soo gaarey dhinaca Mareykanku wuu badnaa oo wuxuu ahaa kii ugu weynaa ee soo gaadha ciidan Mareykan ah tan iyo dagaalkii Fiyetnam. 18 askari ayaa laga diley, lix diyaarad oodna qaar waa lasoo ridey qaar kalena waxaa soo gaarey burbur culus, hal duuliye ayaa isna la gu qabtay nolol, 73 askarina waa laga dhaawac ay.
Baabuur badan oo dagaal iyo kuwa waaweyn ee ciidanka qaada ayaa laga gubey Mareykanka. Hal askari oo ka tirsan ciidanka dalka Maleysiya ayaa isagana la diley, 7 kalena waa la dhaawac ay, 4 baabuurta dagaalka ee gaashaaman ee bad da iyo dhulka ku socota iyagana waa laga burbu riyey ciidankii Maleysiya. Ciidammada Pakistan waxaa laga dhaawacay laba askari.
Dhinaca Soomaalida lama tiro koobin khasaar aha waayo dagaalka waxaa galay dad rayid ah oo iska difaacayey duulaanka Mareykanka oo taagee reyaal u ahaa Janaraal Maxamed Faarax Caydiid, mana jirin dawlad iyo nidaam hoggaamineed oo dagaalka maareeya, dhibaatadana xisaabiya. Boqolaal Soomaali ah ayaa ku dhintay dagaalk aas taariikhda reebay, laakiin taas ma aysan ka murugoonin dhinaca Soomaalidu in badan kol haddii ay guushii heleen, cadowgii soo duuleyna jebiyeen.
Waa ayo labada muuqaal duu be ee geeridoo da ay ka naxeen fanaa niinta Soomaaliyeed?
Dad rayid ah oo ca reysan oo ciilqaba oo hubka qaatay ay aa galay dagaalka as ee ma ahayn dag aal ay dad gaar ah hoggaaminayeen ama urur hawgelinayey. Waxa anse la hilmaami karin kaalintii ballaadhneyd ee ay dagaalkaas ku lahaayeen rag culimo ah oo Soomaaliyeed oo iskood isu xilqaamay oo ka dhi idhiyey faragelinta Mareykanka iyo guud ahaan ciidammada shisheeye.
Diyaaradaha helikobtar rada Mareykanaka iya gaa soo ridey culimadaasi, sidoo kalena iyagaa gubey afarta baabuur ee gaashaaman ee ay laha ayeen ciidammada dalka Male ysiya.
Sidoo kale iyagaa raggaasi ka dambee yey mii nooyin dhulka lagu aasay oo lagu qarxiyey ciid ammada Mareykanka ee Muqdisho jooga oo lagu diley toba neeye ka mid ah ciidankaas oo ay ugu dambeysey qarax lala eegtay isla subaxnimadii 3-da Oktoobar 1993-kii gaadhi ciidanka Mareykan ku leeyahay (Humvee) oo ay saarnaayeen dhawr askari, taasoo sababtay inuu gaadhigii burburo, uuna ku dhinto turjubaan Soomaali-American ah. Xilligii ay soo galeen ciidamada Mareykanku Soomaaliya ayay culimadaani billaabeen iney is urursadaan oo isu diyaariyaan sidii leyska difaaci lahaa duulaanka Mareykanka markii ay la tashad een culimadii waaweyn eyd ee dalka.
Waana hal kaas meesha la sheego iney urur ka alQaacida ku lug lahaayeen dagaalkii 1993-kii, mase jirin carab ama ajnabi kale oo dagaalkaas ka qaybqaatay. Mareykanku gaar ahaan ciidamm adu way xusaan dagaalkaas sannad kasta, qoraa llo iyo filimmo kala duwanna way ka sameeyaan, baroordiiq iyo tiiraanyona way ku xasuustaan maalintaas.
Waxa ugu daran ee aysan marnaba illaabin Mareyka nku waa askarigii Mareykanka ahaa ee lagu jiidjiidey suuqayada iyo jidadka magaalada Muqdisho oo ay haweenka Soomaaliyeed ku joog joogsadaan askariga iyo sharaf-dhacii kasoo gaa rey Mareykanka dagaalkaas guud ahaan. Taasoo ku khasabtay iney qirtaan jabkooda oo ay ku dha waaqaan iney ciidammadooda kala baxayaan Sooma aliya iyo iney weliba iska dhaafay aan iney raadiyaan jenaraal Caydiid oo ay ku shee gaan dembiile. Waxaa leysku raacdan yahay inuu halkaas ku burbureen dhammaan qorsheyaashii iyo damacyadii kala duwanaa ay USA ka lahayd Soomaaliya iyo weliba kuwii Qarammada Midoo bey iyo xoghayaheedii guud Dr Butrus Qaali.
Waxaa leysku raacsan yahay in jabkaas ka soo gaadhey Mareykanka dagaalkii 3-dii Oktoo bar sababay inuu boqol sano iyo ka badan dib u dhaco qorsheyaashii Mareykanku ka lahaa duni da sida in la qabsado dal xor ah oo madaxbann aan oo sidii la doono laga yeelo aayihiisa iyadoo lagu marmarsiyoonayo cutubka 7-aad ee xeerka Qarammada Midoobey.
Iney Soomaaliya noqoto meel lagu tijaabiyo hirgelinta damaca Mareykanka iyo fulinta cutubka 7-aad ee QM ayay la doonayey, sida lagu maah maaho "Gol ey ayaa lagu sahmiyaa.” Gabagab adii maalinta 3-da Oktoo bar waa maalin taariikh weyn ku leh caalamka oo dhan oo loo baahan ya hay iney Soomaalidu fahamto qiimaheeda iyo guu sha ay gaadhey.
Warbixintan waxaa qoray Cabdirisaaq Axmed Xasan, oo ah Cilmibaadhe iyo Taariikh-ururiye islamarkaas na goobjoog u ahaa dhacdan. Wixii aragti ah waxaa gaar u leh qora aga, mana ka turjumeyso aragtida BBC.
Magaalada Napoli oo uu ka dhacay dhul gariir ka hor kulanka Real Madrid
Magaalada Napoli waxaa gilgilay dhulg ariir saacado ka hor inta ay kooxda Napoli wajihi rabt ay Real Madrid kulan ka tirsan Champions Lea gue. Sida 10 baabuur oo ku wa xa muulka qaada ah in lagu garaacaya dhismaha gar oonka ee Napoli waxaa argagax ka jiraa magalada Naples iyadoo oo uudhulgariir ka dhacay wadanka Talyaaniga saac ado ka hor kulanka Champions League ee Real madrid iyo Napolioo ka dhacayo garoonka Diego Armando Maradona.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jiro dhibaato lo oga walwalsanyahay garoonka ka hor inta aan kubbad la baasan. Sabab ta oo ah dhulgariir cabirkiisu ku dhawyahay 4.0 ayaa saameeyay dalka talyaaniga. Kooxda Real madrid ayaa ku sugan badhtamaha magaalada Naples, oo ka fog xurunta dhulgariirka ee aagga Camp Flegrei, laakiin dadka deegaanka oo argag axsan ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay u ogaadaan waxa dhacay iyo haddii uu jiro qasaare halis ah.
Suxufiga isbaanishka ah ee Guillem Balague ayaa ka mid ah dadka ku sugan Talyaaniga si uu u tabiyo falcelinta ciya arta, wuxuuna soo dhigay baraha bulsh ada: "Dhulgariir 3.2 ah wuxuu la mid yahay gawaari xamuul ah oo ku dhacay dhismo. Ama in ka badan toban baabuur oo xamuul ah. Dhaqdhaqaaqa dhismaha iyo sawaxanka ayaa xoog leh. Waan oga hay taas sababtoo ah waxay nagu dhac day inagoo joogno magaalada Naples.
”ooxda ka dhisan La Liga ayaa caawa oo Talaado ah garoonka Diego Armando Maradona ku ciyaari doonta kulankii laba ad ee Group Ciyadoo labada koox ood ay hore usoo qaateen seddex dhibc ood kulan koodii koowaad. Waxaa jira ballanqaadyo waxqabad badan oo garoonka dhexdiisa ah iyadoo ay iska hor imaan doonaan xidi gaha kala ah Jude Bellingham,Toni Kroos iyo Victor Osimhen iyo kvara khvrskheliea.
WQ: Sakariye Cabdixakiin Maxamed
MAXAY CULUMADU KA DHEHEEN 'ARRIN KA WIILKII' AY LACAGTA KA QA ADATAY GABADHA UU SHUKAAN SANAYAY?
Waxaa baraha bulshada Soomaalida qab say muuqaalka nin dhallinyaro ah oo isaga oo ilmeynaya sheegay in gabar ay si qiyaano iyo been ah bil walba uga qaadan jirtay lacag. Wa xa uu sheegay in gabadhaas uu biili jiray kaga faa’iideysatay xiriir jaceyl iyo haasaawe ka dhexeeyay, iyada oo ah xaas nin kale u dhaxda.
Xiriirkooda ayaa socday 13 sano isaga oo bil walba u diri jiray lacag u dhexeysa $250 ilaa $300, sida uu ku faahfaahiyay muuqaalka lagu baahiyay Facebook.
"Waxaan is dhihi jiray qoftaan waa jece shay ee farxad sii,” ayuu yiri wiilkan oo sheeg ay in gabadhaas darteed uu deyn u galay maadaa ma uusan labadooda ku filneyn mushaarka uu qaadanayay.
Laakiin muddo kadib ayuu sheegay in uu oga aday in gabadhu been ku haasaawin jiray si ay lacag uun uga gurato, islamarkaas na ay tahay marwo u dhaxda nin kale.
Arrinkaas ayaa dhacay, sida uu sheegay, ka dib markii uu isaga oo hadiyad u wada uu kedis ugu tagay gurigeeda, markaas oo ay soo erid ay kadib sanado ay lacag ka guraneysay bil walba.
Arrinkan wiilkan oo sida uu sheegtay ka shaq eynayay dukaan ku yaal Koonfur Africa, oo lagu xanto in ragga Soomaalida ee jooga ay ku dhiban yihiin inay helaan gabdho Soomaali ah oo la haasaawaan, ayaa dood weyn ka dhex dhaliyay baraha bulshada.
Dadka ayaa u qeybsamay qaar isaga la abu urta oo ku aragti ah oo aaminsan in la khiyaam eeyey oo uusan mudnayn in sidaa ay gabadhu u gasho, iyo kuwa kale oo iyagana ku dooda yey inuu isagu lugihiisa ku doontay, wixii uu ka la kulmana ay ahayd inuu u toog hayo oo uu adkaysto.
Qaar kale waxay arrinta u dhigeen dhibaato weyn oo ragga iyo dumarka dhex taalla marka laga hadlayo shukaansiga iyo isu daacad ahaa nshaha labada qof ee haasaawaha iyo ballanta mustaqbalka ay u dhaxayso.
Sidaas oo ay tahay, hubanti looma hayo she ekada wiilkan dhab-ahaanteeda, sababtoo ah marar badan waxaa baraha bulshada Soomaal ida iyo dukaan ka kale ba ku faafa sheekooyin jiliin iyo mala-awaal ah, oo dhab loo ekeysiiyay islamarkaas na la falgalaya dhacdooyin caadi ah oo bulshada ka dhex dhaca. Laakiin wiilku waxa uu u ekaa mid dhab hadlaya oo ilmeyna ya, haddii uusan ahayn jilaa khatar ah.
Haddaba diinta islaamku maxay ka qabtaa arrintan oo aysan ahayn markii ugu horreysay ee mid la mid ah ay dhacdo?
Sheekh Maxamuud Sheekh Cumar Dirir
Sheekh Maxamuud Sheekh Cumar Dirir oo ka hadlayey meel fagaare ah oo su’aalo kala duw an loogu soo gudbiyey ayaa isagoo ka jawaab aya mas’alo middan la mid ah ayaa sheegay in gabadha ay deyn ku noqoneyso wixii lacag iyo hanti kale ah ee ay ka qaataan ragga ay is shu kaansa daan haddii ay guurkii iyo balankii hir geli waayo.
"Wixii ay ka sii qaadday wakhtigii ay sheekay sanayeen ee guurka ka wada hadl ayeen inay u celinayso Jumhuurkaa qaba, afarta mad-hab seddex baa qaba, waayo hadiyad caadi ah ma aysan ahayn, laakin hadiyad wax ku lifaaqan yihiin bay ahayd, hoo oo keen bay ahayd,” ay uu yiri Sheekh Dirir. Waxaa uu intaa raaciyay: "Hadiyad fii sabiili laahi ah oo qof meel iska jooga inta loo dhiibo la dhaafayo ma ahayn.”
Wuxuu intaa ku daray in qof kasta oo sabab daraadeed wax loo siiyo, haddii la waayo sababtii iyo wixii laga sugayey in wixiisa loo celinayo qofkii bixiyey.
"Culimada qaar waxay sheegayaan in haddii xagga gabadha ay ka timaado in xiriirka uu dhamaado ninka loo celinayo wixi ka baxay, laa kinse haddii dhanka ninka ay ka timaado cul imada qaarkood waxay leeyihiin waxba loo cel in mayo,” ayuu si raaciyey Sheekh Dirir.
Inkastoo sida diintu qabto uu sharraxay she ekh Maxamuud Sheekh Cumar Dirir, misna lab ada arrimood ee arrintan oo kale cuslaynaya waa dhinaca sharciga maaddiga ah oo aan lah ayn qodob sharci oo loo cuskan karo labada dhinacba, iyo dhaqanka Soomaalida oo ay ku yar tahay ama aysan ku jirin xalka mas’aladan oo kale.
Tilmaamaha Shukaansiga xalaasha ah
Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ku dheeraa day mas’alada haasaawaha ayaa sharraxaad ka bixiyey shuruudaha ay diintu ku xirtay shukaansiga iyo xuduudaha u yaalla.
"Shukaansiga xalaasha ah waa kan ku sala ysan sharciga. Sharcigu wuxu nin iyo gabar ajnabi kala ah u diiday is taaba shadooda is daawashadooda iyo wadah adalkooda, waayo waa waddooyinka sina da, waana la xiray, laa kin marka guur la doonyo inay is arkaan waa la oggol yahay, inay wada-hadlaanna waa la ogg ol yahay. Xad ayaa taa u yaalla, in gaar ah ay uu ka arki karaa oo ah wajjiga iyo gacmaha si uu qofkan quruxdiisa iyo jamaalkiisa u arko,” ayu yiri.
Wuxuu intaa ku daray in labada qof ay u banaan tahay in midba uu kan kale iska eego. "Nabiga ayaa sidaa faray” ayuu yiri wuxuuna sii raaciyey "waxaan doonaynaa laba qof oo isku qanca ee ma doonayno laba qof oo la isku kha sbo ama la isku qariyo oo marka dambe soo kala booda”.
Dhanka shukaansiga aan xalaasha ahayn ayuu shiikhu ku tilmaamay "nin iyo gabar aan isku mehersanayn oo dhexda is haysta, isla ca weynaya, isla dalxiisaya, isla cashaynaya, oo sidii muraayadda is daawanaya. Labada qof waa bani’aadam, hammad bay leeyihiin, sheyd aanna waa seddexaynayaa,” ayuu yiri isagoo ula jeeday in la doonayo in laga foga ado in Sino ay timaado, taa ayuuna ku tilmaa may sab abta uu "sharcigu albaabadaas u xiray”.
.XIGASHO:-BBC
Hantida Trump ee New York oo la xayir ay xilli uu Maxkamad hortagay
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxk amad ku ta alla magaalada New York Isniintii, halkaas oo garsooraha maxkama ddaasi uu gacanta ku hayo dacwad keeni karta in la baabi’iyo shaq ooyinkiisa ganacsi ee uu ku leeyahay gobol kaas, isla mark aana laga mamnuuco Trump iyo labadiisa caruura inay wax ganacsiya oo dambe ay ka furtaan gobolka.
Dacwadda loo haysto Trump, oo haatan m araysa meel hordhac ah, ayaa waxaa soo oo gay xeer ilaaliyaha gobolka New York Letitia James.
Kiiskan ayay eedaysanayaal ka yihiin mad axweynihii hore ee Trump, labadiisa wiil, Shir kaddiisa Trump, iyo xubno kale, waxaana dhinacyadan loo haystaa illaa lix fal dembiyeed oo kala duwan.
Eedaha loo haysto ayay ka mid yihiin, ka beensheegidda diiwaanada ganacsiga, shirqo oloo lagu been abuurayo xogaha ganacsiga, soo saaridda warbixino maaliy adeed oo been abur ah, shirqoollo lagu been abuurayo warbix inada maaliyadeed, khiyaanada caymiska iyo qodobo kale.
Xeer ilaaliyaha gobolka New York ayaa ku eedeeyey in xubnaha dacwadda lagu soo oogay, inay si joogto ah u bixiyeen warbixino maaliyadeed oo marin habaabin ah, isla mark aana been abuur ah, iyaga oo la wadaagayey dhinacyada ay wada-shaqeeyaan, kuwaas oo ay ku jiraan bangiyada ay ka doonayeen deymaha.
Maxkamaddan ayaa bilaabantay maa lmo uun ka dib markii uu xaakinka Arthur F. En goron uu amar ku saabsan in Trump iyo eed aysanayaasha kiiskan ku wehelina yaa inay ku kaceen "marar kala duwan khiyaano” la xidhi idha warbixinadooda maaliyadeed.
Arrintaas awgeed waxaa xaakinku amar ku bixiyey in la joojiyo dhammaan ruqsad aha gan acsi ee Trump iyo eedaysana ya asha kale ay ku leeyihiin gobolka New York.
Trump ayaase isagu iska difaacay eedaha loo jeediyey isaga oo sheegay ina anu wax de mbiya gelin oo la xidhiidha, dhammaan eedaha loo jeediyey. Trump ayaa ku tilmaamay in si gaar ah ay u beegsanayso xeer ilaaliyaha mad owga ahi, isla markaana ay ka dambeyso arr imo siyaasadeed. Trump ayaa sidoo kale wee raray xaakinka Engoron.
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 4-TA OKTOOMBAR 2023-KA
..