Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab

0
Wednesday September 27, 2023 - 12:33:30 in Wararka by
  • Visits: 164
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Ibraahin Sheekh Muxyadiin ayaa kormeeray maanta taliska guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab , isagoona kulan la qaatay taliyaha guutada, taliye ku xigeenka guutada iyo qaar ka mid ka mid ah taliye ururada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Ibraahin Sheekh Muxyadiin ayaa kormeeray maanta taliska guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab , isagoona kulan la qaatay taliyaha guutada, taliye ku xigeenka guutada iyo qaar ka mid ka mid ah taliye ururada guutada 16-aad Danab iyo saraakiil kale. Ujeedka kulanka ahaa siddii loo dardargalin lahaa hawlgalada ka dhanka ah Khawaarijta, isagoona taliyuhu ku bogaadiyey ciidanka Danab inay sii laba jibaaran dagaalka dalka looga xorreynayo Argagixisada. Danab ayaa kaalin lixaad leh uga jirta dagaalka dalka looga sifeynayo kooxda Khawaarijta, iyagoo ka hawlgalaya qaybo badan oo ka mid ah furimaha dagaalka oo ay guulo waaweyn ka keeneen.

Open photo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip