HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 25-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Monday September 25, 2023 - 08:16:06 in Wararka by
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 25-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Maxaxweyne Xasan oo arrin xasaasi ah kala hadlay wasiirka difaaca Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa Shalay halkaas kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay wasiirka dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo kor u qaadidda taageerada Mareykanka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Dhankiisa wasiir Lloyd Austin ayaa bogaa diyay hormarka dowlada Soomaaliya iyo shaca bka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen dagaalka ka dhanka argagixisada ee ka socda dalka.

Sidoo kale Wasiirka Gaashanadhigga Mare ykanka ayaa tilmaamay sida dowladda Maray kanka ay uga go’an tahay in ay gacan ka siiy aan dowladda Soomaaliya xaqiijinta amniga dal ka iyo la dagaallanka argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul-is taagay dadaallada naf-hurnimada leh ee Shac abka Soomaaliyeed iyo Ciidaanka Xoogga Dal ka ay kaga xoreynayaan wadanka argag ixis ada.

Madaxweynaha ayaa wasiirka la wadaagay in argagixisada ay deegaano kooban kaga sug an yihiin dalka.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay in Khawaarijta Soomaaliya ay yahiin caqabad ku hor gudban horumarka gobolkaan Geeska Afrika oo dhan iyo halis amni oo u baa han iskaashi caalami ah lagu soo afjaro.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safar aan wax faahfaahin ah laga bixin maalin ka hor uga baxay Dhuusamareeb, wuxuuna toos u aaday dalka Jabuuti, kadib muddo 50 cisho ah oo Dhu usamareeb uu u joogay hoggaaminta dagaalka wadanka looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab.

Qoor Qoor oo booqday qoyskii Mujaahid Ax med Fiiqine, shaaciyeyna tuhun culus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmu dug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo Sha lay dib ugu soo laabtay magaalada Dhuus ama reeb ayaa toos u tagey gurigii uu ka baxay Axm ed Fiiqane Sheekh Maxamuud oo dha waan isku dhigay qarax lagu dili rabay Qoor

Qoor iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa labada waalid ee dha lay mujaahid Axmed Fiiqane uga mahad cel iyay geesinninamada ay ku barbaariyeen wiilk ooda, isagoo Eebbe uga baryay inuu ku irs aaqo naxariistiisa.Booqashada Madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka dowlad gob oleedka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo gud doomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxa med Nuur Gacal.

Maxaxweyne Qoor Qoor ayaa reerka uu ka dhashay Axmed Fiiqane ka balan qaaday in ma amulka Galmudug uu ka faala qaadi doono nol oshooda, taas oo sii jiri doonta xitaa hadii uu dhinto ama ka tago xukunka.

Madaxweynaha ayaa reerka badan qaaday inay u soo aari doonaan wiilkooda, maadaama sida uu sheegay dadka reer Galmudug aan la gu aqoon oohin oo ay yihiin dad aarsada.

"Dadkeena looma ooyee waa loo aaraa, waana ka soo aareynaa Khawaarijta, Hooyo, Aabbe iyo dhamaan ehelka Fiiqane waan ama aneynaa, waa dad gob ah, waxaana idiin she egayaa walaalayaal Khawaarijtu waa gabag abo,” ayuu yiri Axmed Qoor Qoor.

Sidoo kale Madaxweyne Qoor Qoor oo ka sheekeeyey go’aankii uu qaatay Axmed Fiiq ane iyo Maxamed Cumar oo la shahiiday ayaa soo muujiyey inuu jiro tuhun ah in rag isaga u dhawaa ay wax kasoo abaabuleen kiiskaan lagu dili rabay.

"Waxyaabo oo gudaha ku jira waa baare ynaa waana cadaaneysaa mar dhow insha all aah, kama hari doono Khawaarijta iyo cawaa nkeeda waan tirtireynaa insha allaah,” ayuu yiri Qoor Qoor oo wajigiisa ay caro badan ka muuq atay.

Xamza oo shaaciyay sababta Al-Shabaab ay qaraxyada ugu beegsato Beledweyne

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedar aal ka Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ka had lay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee Dorraad ka dhacay magaalada Beledweyne, ayaa sha aca ka qaaday sababta Al-Shab aab ay marwal ba qaraxyada ugu beegsato magaaladaasi.

Ra’iisul Wasaaraha oo qar axaas ku tilma amay mid fule ynimo ah ayaa ugu horre yntii wuxuu ka tacsiyadeeyay dadka Soomaaliy eed ee ku dhintay qaraxaas, halka kuwa dhaaw aca ah uu Alle uga baryay bogsiino.

"Markii looga adkaaday (kooxda Al-Shaba ab) furimaha hore ee dagaalka ayaa waxay qar ax ku baabi’iineysa dadka Soomaali yeed,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Sidoo kale waxa uu sheegay in sababta ay marwalba kooxda ugu beegsato qaraxyada ma gaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ay tah ay in reer Hiiraan ay ku suntan yihiin dabar-goy nta argagixisada.

"Sababta ay u bartilmaameedsanayaan koo xda Khawaariijta magaalada Beledweyne wa xay tahay in reer Hiiraan ay ku suntan yihiin da bar gooynta Khawaarijta,” ayuu yiri ra’iisul was aare Xamza Cabdi Barre.

Dhinaca kale, Ra’iisul Wasaare Xamza Cab di Barre ayaa sheegay in dagaalka Al-Sha ba ab uu marayo meel wanaagsan, ayna ko oxda haatan dalka kaga harsan tahay meelo kooban, islamarkaana gulufka socda ay guul ka gaari doonaan dowladda iyo shacabka Soom aaliy eed.

Soomaaliya ayaa billowday wejigii koowaad ee duullaanka milateri ee ka dhanka ah Al-Sha baab bishii Agoosto ee sannadkii hore. Wej iga labaad ayaa lagu dhawaaqay bishii hore, iyada oo ciidamada milateriga ay gacan ka hela yaan maleeshiyo beeleedyo ku sugan bart amaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo bil kahor hadal ka jeediyey mag aalada Dhuusomareeb ayaa qabsaday inuu shan bilood kaga adkaan doono Al-Shabaab, taasi oo ka dhigan in hadda ay hartay afar bilood.

Labada Gudoomiye Baarlamaan oo gudi wada-jira magacaabeen

Aadan Madobe Gudoomiyaha Baarlamaan ka Soomaaliyaiyo Cabdi-Xaashi C/laahi Gudo omiya ha Baarlamaanka Aqalka sare oo si wada jir ah usoo magacaabay gudi loogu mag ac daray Gudiga saaxiibtinimada Dalalka Soom aaliya iyo Qadar

Warqadaan labada masuulba ku wada saxi ixan yihiin ayaa u qorneyd sidan:-

May be an image of ticket stub and text that says "Xoghayeyaasha Guud ce 2da Aqal ee BJFS waxaa la farayaa in ay magacaabidda Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanka Fede raalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Dalka Kuwait ay gudbiyaan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Ûskashga Caalamiga JFS, ugu gu dbiso Baarlamaanka Dalka Kuwait. Magacaa biddaan waxay dhaqangaleysaa marka ay si wadajir ah saxiixaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare BJFS. II. M,ne Sheikh Hau Adan Mohamed Gu ddoomiyaha Golaha Shacabku Madobe M,ne Abdi Hashi Abdillahi Guddoomiyaha Aqalka Sare

Madaxweynaha Jubbaland oo saxiixay Saddex Xeer oo muhiim ah

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbal and Md.Axmed Maxamed Islaam ayaa Shalay sixiixay Xeerar Saddex ah,kuwaa oo kala ah:-

1.Xeerka Hay'ada Waddoo yinka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Howlaha Gu ud iyo dib u dhiska. 2. Xee rka Sharciga kalluum eysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kalluumeysiga iyo dhaq aalaha Buluugga ah. 3. Xeerka Ilaalinta iyo Maareeynta Deegaanka oo ay soo gudbisay Wasaarada Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada. Golaha Wakiilada iyo Xukuumadda Maamulka jubbaland ayaa dhawaan meel mariyay xeera rkaan.

Maxaa ka jira inuu isbeddalay mowqifkii DF ee muddo kororsigii Lafta-gareen?

Wararka la xiriira doorashada madaxtini mada maamulka Koonfur Galbeed ayaa isa-soo taraya, ayada oo horraanta bisha Novemb er uu ku eegyahay waqtigii heshiiskii la siiyay inuu Lafta-gareen kusii joogo xafiiska.

Mucaaradka maa mulka Koonfur Gal beed oo dhawaan isugu tegay magaalada Nairobi ayaa ku heshii yay inay magaalada Baydhabo col iyo nabad mid uun ku tagaan oo kadibna la bilaabo dhaq angelinta heshiis siyaasadeedkii Koonfur Galbe ed, kaasi oo qodob kamid ah uu tilmaamayay in doorashada maamulka la bilaabo horraanta bisha November 2023.

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu dhawaan sheegay in haddii uu Lafta-gareen diido inay si nabad ah ku tegaan Baydhabo oo la tartamo in iyaga oo hubeysan ay mari doonaan jidka u dhaxeeya Baydhabo iyo Muqdisho, oo ay sida as ku tegi doonaan magaalada Baydhabo.

Madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay dareen gaar ah siiyeen abaabulka mucaaradka Koonfur Gal beed, iyada oo la xasuusto in Baydhabo uu dag aal ka dhacay markii uu dhamaaday muddo xil eedkii Lafta-gareen, kadibna lagu qasbanaa day in heshiis lagu aadayo doorasho la dhex dhigo labada dhinac.

Sida laga soo xiganayo illo wareedyo lagu kalsoonaan karo, wakiilada beesha caalamka ee jooga Soomaaliya ayaa dhawaan soo fara-geliyay xiisadda siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed, waxayna la hadleen guddo omiyaha golaha shacabka oo isagu hormuud ka ahaa heshiis siyaasadeedkii Koonfur Gal beed.

Waxay kala hadleen in aan la aqbali karin in dhiig labaad uu ku daato magaalada Baydh abo ayna muhiim tahay in wixii lagu heshiiyay la fuliyo, ayada oo la xasuusto in heshiiskii Bay dhabo ay kaalmo maaliyadeed ku bixisay saf aaradda Mareykanka ee Soomaa liya. She ekh Aadan Madoobe ayaa isaga wa xaa waay ahan lagu xaglinaya dhanka Lafta-gareen, taas oo keentay in mucaaradka ay waqti badan iska gelin dhankiisa. Dhuusamareeb, madaxweyna ha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aad an Madoobe ayaa la sheegay inay wada-had allo gaar ah ka yeesheen xaaladaha Koo nfur Galbeed, doodda Mucaaradka iyo waxa dhici kara haddaan deg deg looga howl-gelin arrima han.

Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxw eynaha uu qabo in aanay sax aheyn in laga baxo heshiiskii Baydhabo, islamarkaana uu gu ddoomiyaha usoo jeediyay in laga howl-gallo ra adinta dhabo aan gacan ka hadal aheyn oo re er Koonfur Galbeed doorasho ku aadi karaan.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa la filayaa in dhamaadka bishaan ama horraanta bisha soo aadan uu tego magaalada Baydhabo. Iyada oo dadka daneeya arrimaha Koonfur Galbeed ay sheegayaan in xaalka u muuqdo in doorasho la aadi doono.

Haddii ay sidaas u dhacdo oo Koonfur Gal beed doorasho la galiyo waxaa su’aal gali doo na heshiiskii 27-kii May ee dowladda dhexe iyo madaxda maamullada, wallow Koonfur Galbe ed ay marwalba leedahay sumad gaar ah, maa daama uu jiro heshiis siyaasadeed ay gaareen dhinacyada maamulka, ayna saxiixiisa goobj oog ka ahaayeen madaxweyne Xasan Sheekh iyo guddoomiye Aadan Madoobe, kaas oo tilma amaya in bisha November ee sanadkaan ay reer Koonfur Galbeed doorasho aadan.

Xigasho:-Caasimadda.net

Warkii Taliyaha ciidamada Xoogga oo Shalay Ciidamo Gor-Gor ah Dalacsiiyay

Taliyaha ciidamada Xoogga oo Shalay Ciidamo Gor-Gor ah Dalacsii yay Muqdisho Taliyaha Ciidamada Xoogga Dal ka Soomaaliya Ibra ahim Sheekh Muxudiin ayaa Shalay booqday xerada Ciidamada Mikatariga Gor-Gor isagoo si weyn u amaanay marka la eego dagaalada Dalka ka socda.

Taliye Ibraahin Sheekh Muxudiin wuxuu sheegay in Gor gor guulo badan ay hore u gaa reen isagoona hada u rajeeyay inay guusha inta dhiman waqeybtoda ka qaataan.

"waan ognahay Alshabaab waan ka ada gnahay , waa ka mooral fiicanahay” ayuu yiri Taliyaha.

Taliyaha wuxuu u sheegay Ciidamada inuu ugu yimid Shalay inuu dalacsiiyo qaar ka mida ciidamada.

Taliyaha Xoogga dalka wuxuu shaaciyay insaddexda Urur oo min sagaal ah uu nin walba dallacsiiyey min hal darajo oo ah midda uu wa to tan ku xigta.

C/casiis lafta-gareen oo Nayroobi kula kulm ay Danjiraha Dalka Sweden ee arimaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftaga reen oo Safar shaqo ku jooga Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya ayaa kulan la qaa tay Danjiraha Dowladda Sweden ufadhiya Soo maaliya Joachim Waern. Madaxweyne Laftaga reen & Danjire Joachim ayaa kulanko oda kaga wada hadlay Xoojinta Wada shaqaynta Safaa rada Sweden iyo Dowl adda Koonfur Galbeed, Taageerida Wajiga 2-aad ee Dagaalka, Xooj inta Mashaariicda Hor marineed ee Dowladda Sweden ka taageer eyso Dowladda Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa Madaxweybe Cabdicasiis Lafta gareen ku wehlinayeen Wasiiro ka tirsan Dowla dda Koonfur Galbeed iyo Agaasimiyaal.

FAALLO

GANTAALKII SHIINAHA IYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA!!!.

Shir ay isgu yimaadeen wakiilada Maamul Gobaleedyada Somalida ayaa loo shiday Filim ka hadlayo Baarlamaanka Shiinha oo Go’aan ku gaaray in Dayax Gacmeed ku kacayo kharaj dhan $6 Billion loo diro Hawada saree. ( F.S: 1aad).

Filimkii kadib ayaa Siyaasiyiintii la yiri: Ka dhiibta Aragtidiina wixii aad ka fahamteen Filimka.

1.Puntland: Boowe Shinuhu talaabtaa ma qaa di karaaniin, lagalamana tashan Dowla dda Puntland oo ah Hooyada Federaalka aan Aabihii la aqoon.

2.Galmudug: halla diro, iga waloo qeeybtee na ayaan ku leenahay, khuba rada Shiinaha ee Dayax gacmeedka Sameeyay ayaa waxaa ku jiray Nin Hooyadii ay tahay Reer Galmudug. 3.Hirshabeele: Ar shiinuhu Xoola ku dheel bada naa Meey iska dhaafaan, oo Lacagtooda ay Bakhaaro ku furtaan.

4.K/Galbeed: unun yaabne, anfarirne, Hora Filimka aan fiirsaneynay muxuu ahaa?

5.Juba land: maxaa naga khuseeyo, noo bilaaba Dirgix dirgix.

6.Banaadir: Dayax gacmeed ii roone, Somali wareerkeedii oo dhan aa leey keenay asaa Xali leey leeyahay, somaalidu maba ogo in Aniga nafteeydu aanan miyir qabin.

7: Somaliland: war dee inaga iyo Taywaanba mar hore ayaan ka Go’nay Dal weynaha Shii naha. 1960kii ayuu Shinuhu na khaladay, had da waan ka qoosanay, waxaan nahay Shayna Land Madax banaan.

8.Ay Faadumo fajac: War Dayax Gacmeed Sheenuhu diray maxaa idinka khuseeyo. Qara nkiinii oo Taayaradu ka banjareen ayaa yaalo Lama dagaanka.

( F.S: 2aad)

9.Cali Curi: oo 8 Sano jir ah: Hooyo Aabe Dal kama fikiro ee Arsenal iyo Liverpool ayuu ku mashquulay, Tiktok, Natiijada Dorashada Mare eykanka, Dagaalka Ukraine, Fadhi ku dirir Fac aa iska Celi ah iyo wax aan Aduun iyo Aakhir aba Dani ugu jirin ayuu wakhtiga ku dhumiyaa. Nina Dayaxa ayuu u duulay, Nin Qarankiisii oo Taayaro Beelay ayuu Dad kale ka sugaa in ay u Dayac tiraan.Danteed moog, Duul kale iyo Dana kale ka doodooy

Qore :Yahya Amir


Waare oo raali gelin siiyey Wasiirka Gaash aan dhigga iyo reer Dhuusamareeb

Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxa med Cabdi Waare ayaa raali gelin ka bixiyey weerar afka ah oo maalmo ka hor uu ku qa aday Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqa adir Maxamed Nuur, sidoo kale Wa are ayaa raali geliyey dadka reer Dhuus amareeb oo qaarkood ay dhibsadeen hadal uu yiri:- Maxamed Cabdi Wa are oo ah ergayga mada xweyne Xasan Sheekh u qaabilsan arrimaha xasilinta ayaa markii uu ka laabtay safar uu ku tegay Dhuusamareeb wuxuu bixi yey wareysi uu kaga deyriyey sida uu u socda dagaalka Al-Shabaab, isagoo markaana beel aha Hawiye iyo wasiirka difaaca ku eedee yey hagar iyo in daga alka aysan daacad ka ahayn.

Madaxweyne hore Waare ayaa Xalay arrim ahaas ka bixiyey raali gelin buuxda, isagoo sheeg ay inay lasoo xiriireen malaaqyada bee laha Digil iyo Mirifle oo wasiirka gaashaa ndhigga uu ka dhashay.

Wuxuu sheegay inuu aad u ixtiraamo dhaqanka Soomaaliyeed, isla markaana uusan diyaar u aheyn inuu sababeeyo ama sii difaac do hada lkiisii hore, isagoo si dabacsan u raali gareeyey odayaasha dhaqanka, malaaqyada beelaha Raxanweyn iyo cid kasta oo dhibsatay hadalkiisii.

Maxamed Cabdi Waare ayaa si aan ka gambasho laheyn Madaxweyne Xasan Sheekh uga dalbaday in wasiirka gaashaandhigga oo markaas joogay furinta bariga Dhuusamareeb uusan Maxaas geynin, warkaas wuxuu Waare twitterkiisa ku qoray maalin ka hor intii uusan Madaxweyne Xasan Sheekh u safrin Maxaas.

Waare ayaa xiligaas Wasiirka ku eedeeyey in taliska xoogga iyo istaraatiijiyadda dagaalka Al-Shabaab uu carqaladeynayo, isagoo si cad u sheegay in Wasiir Jaamac uusan u qalmin wasaaradda Gaashaandhigga, safarkaas Mad axwey nuhu ma waday wasiirka oo markaas joogay fur inta xigta Dhuusamareeb.

Hadda Waare wuxuu cod dheer ku sheegay in hadalkaas uu raali gelin ka bixinayo, sidoo kale wuxuu raali gelin siiyey dadka reer Dhu usam areeb oo isla wareysigaas uu ku eede eyey isagoo sheegay inay dagaalka ku fiirsa nayaan Madaxwe ynaha.

Wuxuu sheegay in reer Dhuusamareeb uus an ku soo arkin wax ceeb ah, balse hadalkiisa uu kala jeeday kicin bulsho, isagoo sheegay in bulshadii ay kacday oo maalmahaan Khawaa rijta laga xoreeyey inta badan koonfurta gobol ka Mudug.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday xubnno katirsan Alshabaab

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa Shalay xukunno kala duwan ku riday Saddax xubnood oo ka tirsanAlshabaab Xubnahan ka trisan Alshabab ayaa xeer ilaalinta maxak

amddu ku soo edeeysay in ay la shaqeynay een,waxana lagu kala xuk umay sidaan:

1: Cawil Aadan Jama ac waxa ay Maxkam adu ku xukuntay 10-sano oo xabsi ah.

2: Xaawo Cismaan Cabdi waxaa lagu xuku may iyana 8-sano oo xabsi ciidan ah

3: Xasan Cali Xasan waxa ay maxkamaddu ku xukuntay Hal sano oo IL ku heynta Booliiska ah.

4: Maxamuud Cabdi Xuseen,waxa ay Maxk amadda cadeeysay in uusan lahayn wax dambi ah waxa ayna u soo celisay xoriyadiisa,sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Darjada koowaad ciidanka Qalabka Sida G/sa re Xasan Cali Nuur Shuute

Shir looga hadlayay la dagaalanka Alshab aab oo ka dhacay Dhuusamareeb

Madaxweyne kuxigeen Galmudug Md.Cali Daahir Ciid ayaa guddomiyay Shir lagu dar dar galinayo Howlgalada ka dhanka ah Xubnaha Alshabaab ee ku sugan qaybo ka mid ah Gal mudug.

Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen Saraaki sha Ciidamada kala duwan ee Qaranka iyo kuwa Galmu dug ayaa lagu so dhaweeyay hor marada baxa ada leh ee Ciidamada Xoogga , Darwiishta Galmudug iyo Ciidanka Deeganka ay ka samey eenDagaalada ka dhanka ah Alshabaab.

Madaxweyne kuxigeenka Galm udug oo Shirkaan ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Alshabaab looga adkaaday Dagaaladii ugu danbeyay ee Galmudug ka dhacay waxana u faray Ciidamada in ay sii laba jibaaraan la daga alanka Alshabaab .

Hawlgal ka socda Koofurta gobolka Mudug

Dhagaxdheer iyo Daaday oo hoostaga Ca ad ayaa lagu soo waramayaa in dagaal uu ka socdo ka dib markii Ciidanka xoogga, daraaw iishta Galmudug iyo xoogagga difaaca Shacab ka ay weerar dhowr jiho ah ku qaadeen goob Alshabaab isku aruursaneysay.

Dawlada Federalka aayaa sheegtay in Da gaalka ka socda dhulka howdka ah ee deega ankaas ayaa jab xooggan lagu gaarsiiyey Alsh abaab , sida uu Warbaahinta Dawlada u shee gay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuuka mmada Soomaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala. Sidoo kale Dawlad soomaaliya ayaa sheeg tay in Howlgallo burburin ah oo labadii maalm ood ee la soo dhaafay Cidanka Qaranku ka wa day Gobollada Mudug iyo Galgaduud wax ye elo lagu gaarsiiyay Alshabaab waxaana halk aas loog dilay sida ay dawladu sheegtay in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Alshabaab.

Wasiir Karoore oo qaraxii Beledweyne la barbardhigay midkii Zoobe

Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle, Cabdi Daahir Guure (Karoore) ayaa si adag uga hadlay qaraxii xooganaa ee Sabtidii ka dha cay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gob olka Hiiraan.

Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay kontoro olka Horseed oo qaraxu ka dhacay ayaa shee gay in dadka deegaanka lagu hayo baabi’in, xi lli sida uu sheegay ay u dhabar-adaygeen dag aalka lagu la jiro Al Shabaab.

"Dadka deegaankan degan waa dad u dhab ar-adaygay xabadda iyo dagaalka Al Qaacidda, waxa ana ku socdo burburin, baabi’in iyo hag ardaamo ballaaran.” Ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa qaraxan la barbardhigay mid kii ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho, oo galaaftay nolosha dad fara-ba dan, dhismayaal badana ay ku burbureen.

"Halkan waxay u egtahay qaraxii Zoobe oo kale inuu ka dhacay, waa masiibo ka dhacday xaafad ka mid ah xaafadaha Beledweyne, waa na meel halbowle suuq oo waddo ah oo Ho rseed la yiraahdo, xaafadaha Kooshin iyo Xa awo Taako meelaha ay iska qabtaan ah.” Ayuu yiri Wasiirku.

Wasiirka ayaa shacabka iyo Dowladda Soo ma aliyeed ugu baaqay inay garab istaag dhab ah u muujiyaan dadka reer Beledweyne ee masiibadu ay ku dhacday.

"Waxaan rajeynaynaa in dadka Soomaal iyeed ay garan karaan waxa meeshaan ka dhacay wa xay yihiin, waxaana weydiisanay naa garab istaag dhab ah iyo gurmad dhinac kastaba, Dowladda Soomaaliyeed-na waxaan ugu baaqaynaa dadka reer Beledweyne oo qaraxu ku soo laalaabtay, shacabkooduna u dhabar-adaygay wixii halkan ka dhacayay inay soo garab istaaggaan.” Ayuu yiri Wasiirka.

Wasiir Karoore ayaa sheegay in markii Shaba abka looga adkaaday goobta dagaalka ay doona yaan inay burburiyaan xaafadaha la degan yahay, suuqyada iyo xafiisyada dowla dda.

"Shabaab dagaalkii fool ka foolka ahaa iyo furi maha waa looga adkaaday, suuqyada, xaa fadaha iyo xafiisyada dowladda ayay rabaan inay qarax ku baabi’iyaan, horeyna way u soo dhacday, wa ana ka noolnahay, inteennii dhim atayna Ilaahay ha u naxariisto, inta dhaawaca ahna Ilaahay baan caafimaad uga baryaynaa.” Ayuu yiri Karoore

Karoore ayaa dadka reer Hiiraan ugu baa qay in ay u diyaargaroobaan dagaal gobol ka lagaga sifeynayo haraadiga maleesh iyda Al Shabaab.

"Waxaana rajeynaynaa inaan ka adkaan doono Khawaarijta iyo argagixisada, Madaxda iyo Qaranka Soomaaliyeed-na uu markhaati no oga yahay.” Ayuu sii raaciyay Karoore.

Goobta uu qaraxan ka dhacay ayaa waxaa hareeraha kaga yaala xarumo ganacsi iyo guryo la deganaa, oo burbur baahsan ka soo gaaray qaraxaasi.



MA DHAB BAA IN GABDHAHA JIIMKA SAMEEYA AY RAGGOODA GARAACAAN?


Jiimka

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Article information Author,Abdijaliil Osman

Role,Wariye,madax-banaan, Twitter,@Abdijaliilsamow,Reporting from

London

Baraha bulshada Soomaalida ay ku wada xiriirta ayaa si weyn loogu faafiyay muuqaalka sheekh lagu magacaabo Siciid Maxamed Faa rax oo dhalinyarada Soomaalida ugu baaqaya in ay ka digtoonaadan gabdhaha GYM-ka qaada.

Sheekha oo khudbad jeedinayay ayaa she egay in ay soo bateen dhalinyarada cabashada ka ah xaasaskooda, waxaa uuna intaa ku daray in guurku yahay raxmad isla markaana ay mudan tahay lammaanuhu in ay is ilaaliyaan labada dhinac.

"Intaas oo qof ayaa aniga ii yimaaday, mid lu gta jaban tahay, mid dakhran yihiin, mid ga can ta jaban tahay, war maxaa kugu dhacay markii aan dhahay, xaaskii ayaa xaleyto oo dhan gawda iga saareysay,” ayuu yiri Sheekh Siciid.

Sheekh Saciid ayaa u soo jeediyay dhalin yarada in lam manahooda ay weydiiyaan in ay GYM-ka aaddo ka hor inta aanay guursan.

"Dumar badan baa GYM-ka tagaya, Gym-ka waxaa ay u tageysaa odeygeeda, inta aadan guursan xaajiyadaada GYM-ka maad tagtaa, weydii” ayuu hadalkiisa raaciyay Sheekhu.

Jiimka

Sheekh Saciid

Maxay dumarku GYM-ka u qaadaan?

Hussien Tatiko

XIGASHADA SAWIRKA,HUSSIEN TATIKO

Xuseen Cabdiqaadir Maxamed (Taatiko) oo tababare ka ah xarunta jirdhiska ee Dedicated Fitness Super Gym oo ku taalla magaalada Na irobi ee dalka Kenya yaa qaba in gabdhaha ugu badan ee

u yimaada GYM-ka, in ay u socdaan jimic siga iyo isbadal guud oo ay ku sameeyaan jirkooda.

Xuseen Cabdiqaadir oo 10-kii sano ee u danbeysay ahaa tababare GYM ayaa sheegay in dhismaha misaanka iyo kordhinta miisaanka ay tahay sababaha ugu badan ee gabadhuhu u yimaadaan GYM-ka.

"Maya, wali ma arkin gabar u socoto sidii ragga ay isaga difaaci laheyd, waxa ugu badan ee ay u socdaan ee ay na weydiiyaan waa sidii ay miisaan isaga dhimi lahaayeen iyo sidii ay u hagaajin lahaayeen jirkooda” ayuu BBC-da u sheegay. Xuseen Cabdiqaadir ayaa tibaaxay in ay sidoo kale jiraan gabdho barta feerka iyo difaaca, balse waxaa uu sidoo kale shaki gal iyay in gabadhahaasi ay halis ku yihiihin ama ku noqon karaan ragooda.

"Hadalkaa waa wax lagu qoslo, laakiin waxaan anigu aaminsanahay in si kasta oo ay GYM u aaddo gabadha, ninka ragga ah aanay marna ka xoog badneyn”.

Dhinaca kale Xamdi Cali oo loo yaqaano (Hamdi alpi) oo iyana tababara ka ah mid ka mid ah xarumaha jirdhiska ee Nayroobi ayaa sheegtay in sabab kala duwan ay gabadhaha Soomaalida u tagaan xarumaha jirdhiska.

Hamdi alpi ayaa sheegtay in hadalka She ekhu aanay naqdineyn balse aanay jirin khatar intaa la eg ee uu Sheekhu ka digay.

Xamdi ayaa dhinaca kale qabta in marwalbo dumarku ay ka itaal yar yihiin ragu, balse ay sidoo kale jiraan dumar adag oo ay tahay in ra gu aanay hoos u eegin.

"Marwalbo dumarku waa ay ka tabaryaryihiin raga, laakiin waxaa jira dumar sida aniga oo kale ah , aniga hadda uma maleynaayo in nin raga iga xoog badinaayo”. Ayaay tiri Xaa mdi.

Sida ay qabaan bahda caafimaadka jimcis gu ayaa lagama maarmaan u ah, rag iyo dum arba, isagoo ka hortaga cudurro badan sida macaanka, kolestaroolka, wadne xanuunka iyo cudurrada cayilka la xiriiro.

Xamdi ayaa sheegtay in aanay marna dhiir ogalineyn in lammaanuhu ay sameeyaan ga can qaad labada dhinac ah,laakiin waxaa ay iy adu aaminsan tahay in haddii qof rag ahi ay is qabsadaan aanu marna dhinaceeda dhulka dhigi karin.

"Horta ma u maleynayo in qof zowjkeyga ah aan ku xadgudbaayo, laakiin nin rag ah haddii uu isoo bareero boqolkiiba sagaashan in aan iska difaaci karo waan rumeysanahay”. Ayaay tiri.

Xamdi ayaa sheegtay in dumarka qaada GYM-ka gaar ahaan kuwa sameeya feerta ay ka helaan dhiirannaan iyo ad-adeyg taana ay keeni karto in gabadha GYM-ka qaada ay ma rar badan kasoo horeysa gacanta, rag badana ay ka cabsadaan.

"Dadka xitaa caalamka ka cayaaro feerta waa laga dareemaa, qofka marka uu feerta sa meeyo, marwalbo waa qof careysan oo dagaal diyaar ah, marka waa suurta gal in marar ba dan gabdhuhu ay dagaalka la qabsadaan”. Aya ay sharaxday Xamdi Alpi.

Khubarada dhinaca caafimaadka ayaa wal aac ka muujisay in wax aad u yar laga qab tay sidii loo yarayn lahaa saameynta ka dhalata dhaqdhaqaaq la'aanta ama jimicsiga ku yar dadka ku nool caalamka.

Dhaqdhaqaaq la'aanta ayaa sababta in dadka ay soo wajahaan xaalado caafimaad dar ro sida iney qofka ku dhacaan cudurrada wadn aha, nooca labaad ee cudurka macaanka ama sokorowga iyo noocyo ka mid ah cudurka canc er-ka. Arintaan ayaana keentay in dhalinyara badan ay ku dedaalaan in ay GYM-ka qaadaa.

XIGASHO:-BBC

Dhaawacyada Qaraxii ka dhacay Baladw eyne oo la keenay Magaalada Muqdisho

Waxaa Habeen hore Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay qaar kamid ah dadkii shacabka ah aa ee ku dhaa wacmay qaraxii Is-miidaami nta ahaa ee Dorraad ka dhacay magaalada Balad weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Diyaarad gaar ah oo ay dirtay dowladda Fe deraalka ayaa dad qaba dhaa wacyo culus oo gaaraya Lix iyo toban qof oo isugu jira caruur, dumar iyo dad dhalinyaro ah kasoo qaaday Bal adweyne, kuwaasi oo markii la keenay Muq disho la gee yay isbitaalada.

Garoonka diyaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa dadkaasi uga hortagay Xildhibaano katir san BJFS, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masu uliyiin katirsan Hay’adda SoDMA oo uu Hhogaa minayay Agaasimaha Waaxda Caafi maadka iyo Wacyigalinta Bulshada Dr. Cabdul lahi Muse Axmed (Fanax)

Gawaarida Gurmadka Deg-degga ah oo hay’ adda SoDMA hore ugu diyaarisay Gudaha Garoonka ayaa durbadiiba dadkaan u gudbiy ey goob aha Cafimaadka caasimadda, si loola tacaalo xaaladooda caafimaad.

In ka badan 15 qof ayaa ku geeriyooday qar axii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Bal adweyne, halka tobaneeyo qof kalena ay ku dhaaw acmeen, sidoo kalena qaraxa oo ahaa mid aad u xooggan ayaa geystay burbur lixaad leh, waxaana burburay dhismayaal farabadan

Daacish Yemen u dhashay oo Gaajo ugu dhintay Puntland

Ciidanka Dembi-baarista (CID) ee Booliska Puntland ayaa xaqiijiyey geerida Mohamed Saalim Mohammed

oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Yemen, ka tirsanaa Kooxda Daacish inuu ku geeriyo oday agaga arka Degmadda Dhudhub ee Gobol ka Karkaar, xilli uu ka yimi Kooxda uu ka tirsa naa, uuna la socday nin kalena oo Soomaali ah ka as oo Hay’adaha amni ga baadi-goobayaan

. Ciidanka Dembi-baarista CID ee Booliska Puntland ay aa sheegay in meydka Moh amed Saalim Mohammed la helay 02 Septe mber 2023, waxa uuna u geeriyooday gaajo iyo har aad, lama oga inuu doonayay inuu ka bax sado Kooxda Daacish iyo inuu u socday hawl-gal kooxdiisa u dirtay.

Weli waxaa socda hawl-galada lagu dagaala mayo Kooxaha Argagixisada ee Daacish iyo Shabaab kuwaas oo dhibaateeya dadka shac abka.

Haddii aad heshid xog ku saabsan falal Amni daro ama aad arragtid wax aad ka shaki san tahay iyo wax walba oo la Xiriira dhaq-dhaqaaqa Amniga Puntland, isla markaana aad ku sugan tahay gudaha dalka.#Fadlan la soo xiriir Ciidanka Booliska Puntl and adigoo garaacaya Number-ka 999 si lacag

la’aan ah. – DHAMMAAD



MA DHIBSATAA DHAWAQA UGU YAR SIDA CALALINTA XANJADA? OGOW CUDURKA KU HAYA


Xanjo

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Gaadiidka dadweynaha ha noqdo baska a maba bajaajta, diyaaradaha iyo kuwa kaleba, waxaa macquul ah inaad ku aragtay dad badan oo xiran sameecadaha dhegaha.

Dabcan, iyagaa iskood u xirtay, balse ka wa rran haddii ay muhiim u tahay inay xirtaan? Mar ka ka warran haddii ay xirtaan sameecado iya goo aan jecleyn balse ku qasban?

Haa! Dadka qaar waa inay xirtaan sameecada ha dhegaha. Margot Noel, oo 28 jir ah, way ku qasban tahay inay xirato sameecadaha dhega ha. Dadkan waxay sidaa u sameynayaan inay naftooda ka badbaadiyaan dhibaato iyaga u gaar ah.

Margot Noel waxay qabtaa xaalad lagu ma gacaabo misophonia. Haddii si fudud loo yiraah do, misophonia waa xanuun. Dhawaqyada ca adiga ah ayaa dadkan ka xanaajiya oo diiqad ku beera.

Tan ayaa ka careysiisa, mararka qaarna way baqaan, mar mar xitaa waxay ku sugtaan wad no xanuun.

Marka ay maqlaan dhawaqyada qaar, qeyb aha maskaxdooda ka mid ah ee qaabilsan inay isku xirto dhawaqa iyo dareemaha ayaa degd eg u howlgala.

Ma ogtahay in dhawaqyada caadiga ah ee yaryar sida qof neefsanaya, wax la xoqayo, cu nto cunidda iyo xitaa dhawaqa qalinka wax qor aya inuu diiqad ku abuuri karo dadka qaar kana xanaajin karo?

Dadka sidan ah waxay qabaan misophonia.

Waa maxay Misophonia?

Dhawaqa

Misophonia wa a xaalad lala xi riiriyo carada & diiqadda.

Misophonia waa xaalad nee rfahasaameysa. Waa qofka oo dhibsada dhawaqa amaba buuqa.

Xaaladdan, ayaa qofka qaba u nugleysa inu usan dulqaad u yeelan dhawaqyada qaar. Si daa darteed qofkan wuxuu bilaabaa inuu caro odo, baqo amaba walwalo.

Ilbiriqsi gudihii, ayay dhawaqyadan u shee gaan maskaxda inay wax khaldan yihiin.

Dhawaqyadan ayaa toosiya amygdala, oo ah hannaanka dhiillada ee maskaxdaada, iyagoo muujinaya khatar.

Durbana hoormoonnada ku hareereysan ayaa degdeg u falceliya.

Dhawaqyadan marnaba khatar kuma ah qof ka caadiga ah.Lama oga inta qof ee arrintan ay heysato, balse misophonia waxay ku badan tahay dadka qaba xaaladaha maskaxeed sida autism iyo wixii la hal maala.

Sababta ay arrintan u dhacdo weli ma cad da. Balse baarayaasha ayaa sheegaya in xaal addan laga yaabo inay la xiriirto dhanka mask axda.

Daraasad ay sameeyeen baarayaasha Jaa macadda King's College London iyo Jaamacad da Oxford ayaa lagu ogaaday in calaamadaha xaaladdan ay qabaan boqolkiiba 18.4 dadka ku nool Britain. Taasi micnaheedu waa in shanti qofba uu mid dhibsadp dhawaqa dadka wax cu naya, calalinaya xanjo amaba quurinaya.

Dr. Cilia Vitortou oo baarayaashan ka mid ah ayaa sheegtay in dadka qaba xaaladdan ay aal aaba dareemaan cidlo. Waana in maskaxda lagu hayaa inaan la qabsanno.

Saameynta ay misophonia ku leedahay no losha maalinlaha

Olana Tansley Hancock, oo deggan dalka Ingiriiska ayaa sheegtay inay calaamadaha misophonia isku aragtay markii ay siddeed jir ahayd.

Olana Tansley Hancock

Calaamadda ugu weyn ee misophonia

Dhawaqa

Waxay yareysaa dul qaadka dhegaha ee buuqa waxayna soo saartaa falcelin tab an taasina waa cala amadda ugu weyn.

Neefsashada amaba dhawaqa soo laalaabta ee qof kale uu sameeyo marka ay wax cunayaan ayaa diiqad gelisa dadka qaba misophonia.

Waxaa caadi ahaan dhiba dhawaqa wax cun idda amaba neefsashada. Keliya maaha dhawa qa bani’aadamka balse sidoo kale dhawaqa qalabka korontada ayaa dhiba degdeg ayayna uga tagaan goobta.

Waxay daboolaan dhegahooda dhawaqan ayaana ka careysiiya amaba baqdin ku abuura.

Mala dawyen karaa misophonia?

Baarayaasha ayaan ilaa iyo haatan jawaab sayniseed u helin joojinta dhawaqa diiqadda ku bera maskaxda.

Dabcan, dhaqaatiir xanuunnada maskaxda ayaa dhowaan isku dayay inay daweeyaan xa aladdan, iyadoo la tijaabinayo garaadkooda.

Ilaa 90 qofood ayaa laga daweeyay boqo lkiiba 42 ayaana soo roonaaday.

Waxaa jira siyaabo kale oo dhowr ah oo loo daweyn karo balse weli lama ansixin.

XIGASHO:-BBC

Faransiiska Oo Diblumaasiyiintiisa Iyo Cii damadiisa Kala Baxaya Dalka Niger

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emman uel Mac ron ayaa sheegay in Faransiisku uu kala soo bixi doono dalka Niger safiirkooda, isla ma rkaana ay joojin doonaan dhammaan wada shaqayntii militari ee kala dhaxeysay Niger ka dib afgambi ka dhacay dalkaas.

"Faransiiska waxay go’aansatay inay kala baxdo safiirkeeda, saacadaha soo socda safiir keena iyo dhowr dublamaasiyiin ayaa ku laa ban doona Faransiiska,” ayuu yiri madaxw eynaha.

Waxa uu intaa ku daray in wada shaqayntii millatari ay dhamaatay ciidamada Faran siiskuna ay bixi doonaan bila ha soo socda.

Milatari ayaa qabsaday dal ka Niger 26-kii July, iyagoo xilka ka qaaday Madaxweyne Maxamed Bazoum.

Go’aankan ayaa daba socda cadaawad iyo mudaaharaadyo bilihii lasoo dhaafay socday oo looga soo horjeeday joogitaanka Faransiiska ee dalkaasi, iyadoo banaanbaxyo joogto ah ay ka dhaceen caasimadda Niamy.

Talaabadan ayaa dhabar jab ku ah howlga llada ka dhanka ah argagixisada ee Faransiis ka uu ka wado gobolka Saaxil iyo saameynta Faran siiska uu ku leeyahay gobolka, balse Mr Macron ayaa sheegay in Faransiiska aanay afduub ahaan u qabsan doonin kooxaha xagjir ka ah, isagoo la hadlayay telefishinnada Fara nsiiska ee TF1 iyo France 2.Dalka Niger waxaa jooga ku dhawaad ​​1,500 oo askari oo Faransiis ah.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa sheegay in uu Mr Bazoum, oo hadda maxbuus u hay staan ​​hoggaamiyayaashii afgambiga, u arkay ay in uu yahay maamulka keliya ee sharciga ah ee dalkaas, uuna ku wargeliyay go’aankiisa. Wuxuu ku tilmaamay madaxweynaha xilka laga qaaday inuu yahay mid la hayste ah.

Hogaamiyayaasha militariga Niger ayaa u sheegay safiirka Faransiiska Sylvain Itte inuu ku qasbanaaday inuu dalka isaga tago kadib markii ay afgambiyeen Mr Bazoum 26-kii July.

Si kastaba ha ahaatee, 48 saacadood oo ka ma dambays ah oo uu ku baxayo, oo la soo sa aray bishii Agoosto, ayaa la soo dhaafay iyada oo dawladda Faransiisku ay diiday inay u hogg aansanto, ama ay u aqoonsato nidaamka milita riga inuu yahay mid sharci ah.

Hadalka Mr Macron ayaa sidoo kale imaa naya saacado kadib markii hogaamiyaya asha afgam biga Niger ay ka mamnuuceen diya aradaha Faransiiska laga leeyahay inay dul maraan hawada dalkaasi.

Ururka badbaadada hawada ee gobolka, ASE CNA, ayaa sheegay in hawada Niger ay u furan tahay dhammaan duullimaadyada ganac siga qaranka iyo kuwa caalamiga ah marka laga reebo diyaaradaha Faransiiska ama diyaaradaha u kiraysan Faransiiska oo ay ku jiraan kuwa diyaaradda Air France.

Diyaaradda Air France ayaa wakaaladda wararka ee AFP si fudud ugu sheegtay in aan ay ku duulin hawada Niger




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip