
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA SEPTEMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Taliye ku xigeenkaa XDS & Taliyaha Ciidanka Lugta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madax weyne ugu magacaabay Saree ye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xige
enka Ciidanka Xoogga Dalka Soom aaliyeed.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa dara jada Gaashaanle Sare u dalacsiiyey Dayax Cabdi Cab dulle, waxa uuna u magacaabay Taliyaha Ciidan ka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaa liyeed.
Madaxweynaha oo magaacaabistan ku sal eeyey sharciga dhismaha Ciidanka Xoo gga dalka ee Lr. 15 ayaa u rajeeyay Taliyayaasha cusub in uu Alle u fududeeyo gudashada howlaha muh iimka ah ee horyaalla.
Madaxweynaha ayaa xusay in muwaa din kasta oo Soomaaliyeed, shacab iyo ciidanba ay Shalay hortaallo masuuliyad adag oo ku saabsan xoreynta dalka, isagoo bogaadiyey sida naf-hur nimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida iyo shac abka Soomaaliyeedba ay uga go’an tahay in dal ka laga saaro Alshabaab
Xeerkan Madaxweyne ayaa ku dhaqan-galay Shalay oo Isniin ah, 18-ka Sebteem bar 2023, sa xiixa Madaxweynaha Jamhu uriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
R/ Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeedi yay kul an looga hadlayay Hiigsiga Yool asha Horumarka Waara ee Q.M.
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qay bga laya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York, ayaa khudbad uu ka jeediyey kulan lagu gorfeynayey Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara wuxuu kaga warra may isbeddelada amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalku ku tillaabsanayo.
Ra’isul Wasaare Xamsa ayaa kulanka warbixin ka siiyey dadaallada lagu hiigsanayo Yoolasha Horumarka Waara ee Soo maaliya ka socda iyo sida ay dowladda uga go’an tahay in dalka lagu soo dabbaalo amni, xasillooni iyo baraare loo aayo, tiiyoo ay jiraan caqabado ay ka mid yihiin saboolnimo, colaad iyo daruufo kale oo ka dhashay isbedelka cimilada oo ku gudban in sidii la rabay looga libkeeno yoolasha qaar kood.
Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay in XFS ay Qor shaha Horumarinta Qaranka (NDP9) ku jaangoys ey Yoolasha Horuma rka Waara ee QM, wuxuuna si gaar ah u xusay in laga soo billaabo 2017-kii la gu guuleystey in hoos loo dhigo heerka sabo olni mada 15%, sidoo kalena la yareeyey umul-raaca shada haweenka 43%, halka heerka wax akhri staka haweenka da’doo du u dhexeyso 15-24 sare loo qaaday 12.4%.
RW/re. Xamsa mar uu ka hadlayey tillaabooyin u qorsheysan dowladda, si loo gaaro Yoolasha Horumarka Waara, wuxuu daaha ka rogey qor sheyaal lagu kobcinayo karaanka dadweynaha, sida maalgashi lagu sameeyo tayada waxbara shada, baahinta fursadaha waxbarashada dalka, hoos u dhigista wax qoris iyo akhiris la’aanta iyo abuurista dugsiyo farsamada gacanta ah.
RW/re Xamsa wuxuu intaas ku daray in dowla ddu mudnaan gaar ah siineyso taabbagelinta han naan lagu kobcinayo waxsoosaarka beeraha dal ka, iyadoo la adeegsanayo farsamooyin casri ah oo wax ka taraya beeqaaminta biyaha iyo war aabka, si looga gaashaanto saam eynta daran ee ka dhalata isbeddelka cimilada oo Soomaaliya u nugushahay.
Si taas loo suurtogeliyana, Rai’sul Wasaaru hu wuxuu tibaaxay in Soomaaliya ay ay firfircoon qaadaneyso dadaallada caalami ga ah ee lagu hiigsanayo Yoolasha Horum arka Waara.
Dhanka horumarinta xaquuqda aadan ahana, R/Wasaare Xamsa wuxuu hoosta ka xarriiqay in xukuum addiisu dardargel ineyso ciribtirka cunfiga iyo xadgudubyada ka dhanka ah haween ka Soo maaliyeed, isagoo ballanqaaday in la xaqiijinayo sidii haweenku uga dhex mu uqan lahaayeen hog gaanka dalka..
M/weyne Xasan Oo Warqadaha Aqoon si Ka Gudoomay Danjiraha Cusub Ee Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamar eeb u jooga hoggaami nta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa war aaqaha aqoonsiga Dan jirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Midow ga Yurub Marwo Karin Johan sson.
Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub Marwo Ka rin Johansson oo dowladda iyo shacabka soomaa liyeed ugu hambalyey say guulaha laga gaaray dagaalka cirib tirka Khawaarijta ayaa Madaxweyn aha la wadaagtay dadaalka ay ku bixin doonto ad kaynta xiriirka iyo wadashaqaynta ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dan jire Ka rin ayaa ka wada hadlay xoojinta taageerada Mid owga Yurub ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan howgallada sifey nta Khawaarijta iyo sigidda amn iga dalka, Madaxweynaha ayaana u xaqiijiyay Danj iraha in Dowladda Federaalka Soom aaliya ay si buuxda ula shaqeyn doonto, una fududayn doonto gudashada waajibaadka diblumaasiyade ed ee loo igmaday.
Gudoomiyaha G.Banaadir & Mas’uuliy iin kale oo gaaray Farumaha dag aalka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimca ale (Madaale) ayaa Sha lay oo ah (Isniin 18, Se ptember 2023) gaaray deegaanada Nuur-dug le iyo Caddaan Laxey ee Gobolka Shabeelada dhe xe, si uu udar-darge liyo Howlgalka Alshab aab ee ka socda Bariga Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Duqa Muqdisho ayaa sii maray deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhe xe, oo uu ku dhiirageliyay Ciidamada Qaranka iyo Xoogaga Difaaca Shacabka ee kaalinta ka qaatay la dag aalanka Xubnaha Alshabaab ee ku suganGobolka Shabeelaha Dhexe.
Sidoo kale waxa uu booqday furimaha ay Gobolka Sh/dhexe kaga sugan yihiin Ciidamo ay hogaaminayaan Guddoomiy eyaal ka tirsan Deg mooyinka iyo Deegaan ada G/Banaadir oo iyagu qeyb ka ah Dagaalka dalka looga saarayo Al-shabaab m iskuna diyaarianaya in ay ka saaraan goobaha fara ku tiriska ah oo ay ku harsan yihiin.Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md.Md. Yuusuf Xuseen Jim caale (Madaale) ayaa Ciidamada Qaranka iyo Xo ogaga Difaaca shacabka kula dar-daarmay in la dar-dargeliyo dagaalkaka dhan ka ah Alshabaab , waxa uuna xusay in aysan jirin meel looga haro Dagaalka oo uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuri yada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Safarka dhiiragelinta CXD iyo dar-dar gelinta dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ee uu Duqa Muqdisho ku gaaray Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay tusaale u tahay in qof waliba ay mas’uuliyad ka saaran tahay sidii uu ugu qeyb qaadan lahaa Dagaalkaas, iyadoona horey uu Maamulka Gobolka Banaadir taageero dhinac weliba leh uu la garab taagnaa CXD iyo kuwa Deegaanka ee dagaalka kula jira Alshabaab ayaa lagu yiri ‘ war qoraal ah oo ka soo baxay Maamu lka gobolka Banaadir.
Ciidanka Qaranka oo la wareegay Magaalada Camaara
Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha difaaca shacabka ee dadka deegaanka ayaa hadda si bu uxda ula wareegay mag aalada Camaara ee gobalka Mudug.
Wasiir ku xigeenka Wasaa radda Warfa afinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdiraxm aan Yuusuf Cadaala oo hadda ku sugan magaalada Istaraatijiga ah ee Camaara ay aa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in magaal ada si buuxda loola wareegay ka dib markii saddex jiho ay ciidamadu weerar uga qaadeen
Guddiga Joogtada Aqalka Sare oo kula mo lasoo yeelanayaGolaha Senate-ka Kenya
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlam aanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Shalay safar shaqo ugu ambabaxay dalka Kenya, halkaas oo ay kulamo qibrad wadaag shaqo iyo wa ayo- aragnimo iswaydaarsi ah kula yeelan doonaan dalk a Kenya Golaha Senate-ka.
Xubnaha Guddiga joogtada oo uu hoggaam inayo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa inta ay Kenya joogaan waxa ay kulamo la ye elanayaan Guddoonka Golaha Senate-ka, guddiy ada, iyagoo sidoo kale ka qayb geli doon aa fa dhiga guud ee Golaha Senate-ka dalka Kenya.
Maxkamadda C/Q/ Sida oo too gasho ku fulisay askari ka tirsan Ciidanka XDS
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Shalay dil Toogasha ah ku fulisay Shariif Abshir Cab diraxmaan Jaamac (Jini Jini),oo ho ray degmda xarardheere ee gobol ka Mudugdil ugu geystay marxum Saacid Cali Cabdi Shabee, oo ay milita riga ka wada tirsanaayeen Se ptember kow iyo Tobankeedii ee Sanadkan.
Maxkamad wareegto oo loo diray ayaa xukunkan dilka ah kula fulisay Xarardhe ere,kadib markii maxk amaddu ku heyshay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac oo katirsana Ciidanka Gor-Gor uu si bareer ah u dilay marxuum Saacid Cali Cabdi Shabee Maxk amadd ciidamada qalabka sida ayaa sidaan oo kale horay u fulisay xuku nno askar dilal u geeystay Dad
shacab ah iyo ciidan
Safiirka Shiinaha oo booqday Isbitalka madax tooyada Qaranka
Danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soo maaliya Amb Fe Shengchai ayaa kor meer ku ta gay Isbitalka madaxtooyada Qaranka, halkaas oo uu kulan kula yee shay agaasimah Isbitalka Dr Xuseen Maxa muud Xuseen.
Agaasimaha Isbitaal ka Madaxtoyada JFS ayaa soo dhaweyn iyo warbixin koob an oo Isbitalka Madaxtoyada ku sa absan la wadaagay safiirka, waxaana uu dowlad da Shiinaha uga mahadceliyey kaalinta firfircoon ee ay kaga jirto dowladaha Soomaaliya caawiya.
Isbitalka Madaxtoyada JFS wuxu kaalin weyn ku leeyahay isku xirka iyo taa kule ynta dhaawac yada ciidamah xoogga dalka iyo furitaanka Isbita lka degmada Cad ale laga hirgeliyey oo weli qaar ka mid dhaqatirta iyo kalkaaliyasha Isbitalka Mad axtoyadu ay ku suganyihin Cadale.
Danjire Fe Shengchai ayaa mujiiyey sida ay dowladiisa uga go’antahay garab istaagga Soom aaliya, isaga oo ballan qaaday dib u dhis iyo qal abeyn degdeg ah oo isbitaalka lagu samaynayo, sii wadista u qareemidda Soomaaliya iyo joogteyn ta taakuleynta shacabka Soomaaliyeed.
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhi gtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa Shalay soo bandhigtay wada-tashiga qabyo-qoraalka Istar aatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (National 5G Stra tegy). Ujeeddada laga leeya hay istataatiijiyadan waa si dii loo carsiyeyn lahaa isga arsiinta dalka, loolana jaanqaadi lahaa hormarrada caalamku ka sameynayo adeegyada ku dhisan inte rnet-ka.
Qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda 5G ee Qaranka ma ahan oo kaliya qorshe-howleed, balse waa aragti fog oo ka tarjumeysa sida HIQ ay uga go’an tahay in ay Soomaaliya u horseeddo horumar ballaaran oo dhinaca isgaarsiinta iyo teknol ojiyada ah. Qodobka ugu weyn ee ay istar aatiijiyadani xoogga saareyso waa sidii adeegga 5G loo gaarsiin lahaa dalka oo dhan, si loo xaqiijiyo in internet qiime jaban uu u ga aro dalka oo dhan.
Iyadoo la raacayo awaamiirta Gudd iga Maamulka Sare ee HIQ ee la soo bax ay 22-kii Sebtembar 20 22, istaraatiijiyadani waxay jeexaysaa geeddi-socod gaar ah oo loogu talagalay qoondaynta hirarka 5G iyo ahmiyadda adeegyada kale ee la xiriria 5G, wax aana aarrintaasi qeyb ka ah qalabka ay dadweynu hu u adeegsadaan iyo guud ahaan ballaarinta ade egga 5G.
"Istaraatiijiyadu ma aha oo kaliya qorshe oo kel iya, balse waa waa mustaq blkii isgaarsiinta iyo tek noloojiyada ee dal ka oo aan rajeyneyno inuu dalke enu u hors eedi doono isbeddel iyo barwaaqo. Waxa an dooneynaa in innagoo mideysan aan abuurno ma siirka Soomaaliya ee dhinaca isgaarsiinta,” ayuu yiri Mustafe Yaasiin Sheekh, Maareeyaha Guud HIQ.
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaars iinta & Tek noolajiyadda, Mudane Axmed Cismaan Diiriye, oo ka hadlay xafladda furi taanka waxa uu yiri "Istaraat iijiyadda 5G ee qabyada ah waxay ka tarjumaysaa si yaasadda iyo istaraatiijiyada ICT-da ee 2019-24 ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoo lojiyada si loo horumariyo isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda Soomaa liy,” isagoo intaasi ku daray: "Daahfurka wada-tashi gan wux uu ku martiqaadayaa dhammaan daneey ayaasha inay soo gudbiyaan fikradahooda iyo taloo yinka ku aaddan istaraatiijiyadan.” Hay’adda Isgaar siinta Qaranka (HIQ) oo mabda’eedu yahay yahay inay dhageys ato dhammaan dhinacyada ay khuse yso arrintan, waxay ku casumeysaa dadweyna ha iyo daneeyayaasha inay soo gudbiyaan aragtidooda ugu dambeyn 2da Nofember, 2023. Dukumentiga wadatashiga waxaad ka heli kartaa mareegta hoose:
Maamulka G/Banaadir oo deeq raashin ah ku wareejiyey taliska Xoogga dalka.
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa Shalay Taliska Xogga dalka ku wareejiyey deeq Mucaawino ah oo ay ku dhiirigalinayaan ciida mada Qaranka iyo kuwa dadka deegaanka ee ku jira dagaalka Khawaarijta.
Ugu horreyn Guddoomiye Yabooh ayaa sheegay deeqda Shalay ay wareejiyeen in ay is ugu jirto cunto qalalan iyo mid qoyan taas oo uu carbaabay in ay ku wareejiyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaa liyeed gaar ahaan Taliye ku xigeenka Saadka. Gudd oomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ayaa u gu baaqay, Shacabka Caasimadda gaar ahaan; cul imada, dhallinyarada, haweenka, odayaasha iyo aqo onyaahaanka in ay taageeraan ciidamada dowladda iyo kuwa geesiyaasha deegaanka ee dagaalka kula jira Khawaariijta.
"Dowladeena Soomaaliyeed in aan garab istaga ano, ciidamadeen in aan garab isgaa gno, dadka de egaanka oo soo jeestay oo wacyigoo da sidii hore uu ka duwan yahay in la garab istaago waaye,” sida uu yiri guddoomiye Yabooh.
Deeqdaan uu Shalay gobolka Banaadir uu ku wareejiyey ciid ama dowla dda ee xilligaan dagaalka kula jira Khawa arijta waxa ay ahayd mid uu maam ulka horay u bal an qaaday, iyada oo Guddoomiyaha Gobolka uu she egay in ka maamul ahaan diyaar u yihiin garab ista aga Ciidamada.
Saraakiil Ciidan Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaaw ac Ku Noqotay Qarax Ka Dhacay G/Gedo
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo ka dhacay gobolka Gedo, iyadoo lala beegsaday saraakiil ka tirsan ciid anka xoogga dalka.
Qaraxa oo ka dhacay wadada Xariirisa degmo oyinka luuq iyo Dolow er gobolka Gedo ayaa lala beegsaday kolonyo gaadiid ah uu watay Abaan dulaha Qaybta 43 aad Rashiid Bohol ee ciidanka xoogga dalka oo marayay halkaasi.
Dad goobjoogayaal ah ayaa kusoo waramay in weerarkan ay ku dhaawacmay 10 askari, dadka dhaawacmay waxaa kujiro abaan duulaha guutada 10 aad ee ciidanka xooga dalka isagoona dhawaci isa la geyay magalaada luuq ee gobolka Gedo.
Wararka ayaa intaasi kusii daraya inuu jiro askar dhimasho ku noqotay weerarkan, wallow aan tirado oda rasmiga ah wali lasoo bandhigin.
Midooyinkii dambe amniga wadada xariirisa luuq iyo dolow ayaa ahaa mid aan hagaag saneyn waxa na dhowr mar ka dhacay qaraxyo miino oo male eshiyada al.shabaab ay giliyeen wadada.
Dhabancad oo hal sabab uga haray diy aaraddii soo qaaday dhaawacyada
Xildhibaan Cabdisalaan Xaaji Axmed (Dhabanc ad) oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa weli ku su gan jiidda hore ee dagaalka, wu xuuna kamid ahaa madaxdii ay wa xyeelada faduud kasoo gaartay we erarkii todobaadkan ka dhacay de egaanka Laas-gacmey, kadib mar kii qarax lagu weeraray isaga, Qo or Qoor iyo Cabdi Qaybdiid
Dhabancad oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay sababihii uu uga haray diyaaraddii loo diray dhaawacya da ee soo qaaday madaxweyn aha dowlad goboleedka Galmudg iyo Se nator Cabdi Qaybdiid, wuxuuna sheegay inay ahayd inuu ka dhabeeyo ujeedka uu u tegay Galmudug oo ah xoreynta deegaanada ay joogaan Shabaab.
"Waxaan uga haray howshii aan u imid oo qabyo ah inaan ka tegin, illaa inta aan ka gaareyno meeshii aan u soconay oo ah xoereynta gobolka Mudug” ay uu yiri Dhabancad.
Sidoo kale wuxuu sheegay in haatan ay wanaags an tahay xaaladdiisa, isla-markaana aysan jirin kha tar weyn oo uu hadda wajahayo, marka laga reebo nabaro yar oo ku yaallo.
"Nabarada igu yaallo kuwa khatar ah uma eka, mana u arkin inaan raaco diyaaraddii dhaawacyada loo soo diray” ayuu hadalkiisa sii raaciyay xildhibaa nku.
Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray inuu hadda gaaray ujeedkii uu u tegay Galmudug oo uu ku she egay inay ahayd inuu booqdo magaalada Bacaadwe yne oo xor ah, wuxuuna kamid mas’uuliyiintii u horr eysay ee tegtay, kadib markii Dorraad la qabtay magaaladaasi.
"Ujeedadii aan usoo baxay waxay ahayd inaan tego Bacaadweyne, ilaaheyna waa noo rumeeyay oo waan tegnay annaga oo nabad ah, waana xor owday” ayuu mar kale yiri.
Galmudug ayaa waxaa hadda ka socda guluf dag aal oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaas oo ujeedka uu yahay in laga tir tiro guud ahaan gobollada dhexe ee dalka.
Ururo Soomaali ah oo ku shiray Magaalada AMSTERDAM
Waxaa Dorraad Magaalada Amsterdam ee dalka Netherland ku shiray ururada Soomaalida ah ee ku middeysan dalladda "Isutagga Ururada Soomaalida ee Nederland” oo magaceeda loo soo gaabiyo FSAN.
Dalladda FSAN,oo ay ku middeysan yihiin in ka badan 45 ururo Soomaali ah oo ka dhisan Nederlands, waxaa la aasaasay 1994-tii, iyada oo Guddiga dalladda oo la doorto saddexdii sanno halmar ay ka shaqeeyaan isku xirka Jaaliyadaha Soomaalida & Dowladda Nederland & Sidoo kale wacyigelinta mushtamaca Soomaalida.
Kulankii Dorraad waxaa lagaga hadlayay qoddobo ay ka mid yihiin:-
1] Miisaaniyada ururka
2]Qiimeyn lagu sameynayay waxyaabihii ururka u qabsoomay muddada sannadka & barka ah ee ay shaqeynayeen guddiga cusub.
3] Eegista & ansixinta 2 urur oo ku soo biiray dalladda.
4] Balaarinta xubnaha guddiga oo markii hore ahaa 5 oo laga dhigay 7.
& qoddobo kale.
Guddoomiyaha dalladda Maxamed C/llaahi [Askari], Guddoomiye ku-xigeenka C/qaadir Nuune, Xisaa biye C/wahaab Yariisow & Maxamed Cusmaan [Guu rre] ayaa xubnihii metalayay ururada si guud ugu faahfaahiyay qoddobadii laga hadlayay.
Ururada ayaa ansixiyay in la ballaariyo Guddiga, waxaanna ku soo biiray 3 xubnood oo kala ah:
Cali Amiin,Raaxo C/shakuur & Cilmi..
Dagaalyahan ka soo goostay Al-shaba ab oo isku dhiibay ciidanka Nabad Sugida
Dagaalyahan ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidanka heyadda Nabad sugida Ko onfur galbeed ee ku sugan magaa lada Xudur ee gobolka Bakool.
Cadow Xasan Cabdi Cali ayaa la soo xiriiray Ciidanka Hay’adda Nab ad Sugida koonfur Galbeed ee ku su gan Degmada Xudur, Waxaana uu la soo goostay qori AK-47 ah iyo booshkiisa.
"Caddow ayaa Argagixisada kaga biirey 2013 De gmada Xudur isagoo tababar ku qaatay Galgaduud, Waxaana uu ka mid ahaa qeybta loogu yeero ja bhadaha. Isag goo ka qeyb qaatay dhowr dagaal oo ka kala dhacay Gobolada Dalka” ayaa lagu yiri qora al ka soo baxay heyadda NISA.
Waxaa uu warbaahinta u sheegay inuu soo goos tay ka dib markii uu fahmay dhibaatooyin uu sheeg ay iney kooxdan ku heyso shacabka, isagoo saaxib adiis kale ee al-shabaab ka tirsan ugu baaqay inay isaga soo baxaan.
Al-Shabaab ayaa waxaa saaran culeys ka dha shay guluf dagaal oo ay ku qaadeen ciidamada DF iyo kuwa beelaha oo iskaa shanaya, kaasoo kooxda ay ku weysay degaano badan oo ku yaalla bartama ha Soomaaliya.
Halis cusub oo ka taagan Magaalada Derna & Q/Midoobay oo ka digtay
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay biyaha was akhaysan iyo nadaafad la’aanta ka jirta bariga Liib iya ee daadadku ku dhuft een oo ka dhigan in dadka halkaas ku sug an ay halis weyn ugu jiraan cudurro halkaa ka dillaaca.
Waxay sheegtay in kooxo ka socda sagaal hay’adood oo Qaramada Midoobay ah ay bixinayaan gargaar bani’aada mnimo, oo ay ku jiraan xirmooyinka caafimaadka degdegga ah oo taageeri doona 15,000 oo qof mud do saddex bilood ah.
Ilaa hadda 11,300 oo qof ayaa la og yahay inay dhinteen, sida ay sheegtay Qa ramada Midoobay, in ka badan 10,000 oo qof ayaa weli la la’yahay.
Dadka ay guryahoodii la tageen daadad ku soo rogmaday magaalada Derna ee bar iga Liibiya todd obaad ka hor, ayay la soo deristay xaalad adag oo ah inay sii joog aan oo ay halis u galaan cuduro iyo in kale.
Afhayeenka OCHA Eri Kaneko ayaa sheegay in ay adag tahay in la helo tirada saxda ah ee khas aaraha maadaama ay wali socdaan baadigoobka meydadka iyo kuwa badbaaday, waxa uuna shee gay in Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ay ilaa hadda xaqiijisay 13,922.
In ka badan 1,000 qof ayaa horey loogu aasay xabaalo wadareedyo, sida ay shee gtay Qaramada Midoobay, waxaana kooxa ha gargaarka ay ka dig een arrintan.
Maamulka Liibiya ayaa xaqiijiyay in 150 qof ay ku sumoobeen biyo wasaqeysan oo ku sugnaa dee gaanada ay fatahaaduhu saameeyeen.
QORAY ISKU DHIIBKA MACAWISLEY!!!.
Sida jabahadii oo midiba mid u dhiibtay La daga alnkii Dowladii hore ilaa aakhirkii la soo gaaray USC oo ku guuleysatay, ayaa Macawisleyduna isku soo dhiibtay Halgankoodii.Waxa ayna soo mareern He erar kala duwan, qaar laciifay, kuwa baabaya, kuwo soo laba kacleeyay ilaa Aakhirkii ay soo baxday Ma cawisleeyda Hiiran.Macawisleey waa Dad deegaan oo aan wadan Dareeka Ciidanka laakin u hubeeysan sida Ciidanka. ” ogow Ciidamadii Ethiopia ee Dalka yimid waxa ay wateen Macawisyo iyo Dareeska Ci idanka, mac awiyadaa oo garabka u saarnaa si ay dhaawaca ugu qaataan.Lamana dhihi karo macaw isley.
Haddii aan Macawisleey aan u qaadano Qof kasta oo macawis ku dagaalo xatta Daraawishtu wa xa ay noqnayaan Macawisleey.Laakin aan ku soo koobno kuwii abuu rmay wakhtiyadii dambe.
1.Sanadkii 1992 Shaalaley oo laba aheyd Shaal Cagaar iyo Shaal Guduud, ayaa ka soo ifbaxay Dee gaanka Raaga Ceele.
2.Macawisleydii lagu soo jabi yay Dagaalkii Galc ad iyo Ceel dheer ee soo dagtay bariga Hiiraan.
Waxa ay ahaayen macawsley aan Dowladaha der iska wax ka helin, deegaankooduna uu ahaa Go’d oon dhinac walba ka xiran.Kuwaa oo in tooda badan u hogaaminayay Sh.Caamir sh.Ibrahim.
3.Macawisleeydii Zone Mahaday, kuwaa oo wa khtiyo kala duwan dagaalka ku jiray.
4.Macawisleeydii Masaajid Cali gudud ee Sh/ dhexe, oo u bareertay dagaal naf hurid ah.
5.Wadaadadii ASWJ ee Xarunta Guriceel ayaa iyaguna wakhti dheer Dagaal ku jiray, inkasta oo taa geera xoogan ay ka helayeen wadamada deriska ah, Guula badana ay ka gaareen Dagaalada,
Aakh irkii waxaa laciifiyay is faham la’aan iyaga iyo Dow ladii dhax martay.
6 .Macawisleyda Sh/Hoose.
dhowr mar ayaa kooxo macawisley ah ka soo bax een Gabalka, kuwaa oo markii hore ku bilaawday Magaca ASWJ.
7.Macawileeyda Mudug oo iyana ka dilaacday Deegaanka ku hareereysan Gaalkacyo.
8.Macawisleydii Goblka Hiiraan oo noqotay tii ugu ugu damneeysay, Deegaan weynna ku fiday iy ada oo taakukeeyn ka heleysay Dowladda Somalia iyo Dowlado kale.
9.Macawisleey waxaa ugu geesi san kooxda kalamaa ee ka dagaalantu Geedka kala maan. 10.Haddana waxaa soo baxday kooxda Cimaamadl eey oo u badan Siyaasiyiin. Horjoogayaashii Macawi sleey ee ku geeriyooday Goob dagaal waa badan yihiin, waxaa ka mid ahaa: Nabadoon Cilmi hagar.
Hibaad Cali Dasar iyo ku xigeenkiisii Nur Cali Jumbur. Nabadoon Ismaan Macallim iyo Nabadoon Ibrahim maad Ismaan.Iyo kuwa kale oo badan.
FG: Aragtidaada xur ayaad u tahay, wixii ka dhi man ku dar, wixii ka khaldan ka sax.
Qore: Yahya Amir .
Siyaasiyiinta mucaaradka oo sheegay M/W/ Deni inuu ku fashilmay nidaamka dimuqraadiyada Puntland
Madasha siyaasiyiinta Puntland oo ay ku mid ay san yihiin siyaasiyiinta mucaarad ka, ayaa ma dax weyne Saciid Deni ku eede eyay inuu ku guul da ra ystay inuu Puntland u horseedo hannaan dowl and imo oo sal adag leh.
War saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheeg een damaca siyaasadeed ee madaxweyne Deni in uu horseeday hubanti la’aan amni, in dastuurkii loo beddelo sifo sharci darro ah, iyo in maxkamaddii das tuuri ahayd uu awooddeedii la ware egay golaha baa rlamaanka.
Waxay sheegeen doorashooyinkii Dow ladaha hoose inay keeneen in bulshadii iska hor timaado. Waxay sheegeen in uru radii siyaasada ay haraysay isqabqabsi, boob iyo in la kala dhaco.
Siyaasiyiinta mucaarad ka waxay ku eedeeyeen madaxweyne Deni inuu mushahaarooyinkii ciidan ka iyo shaqaalaha dowladda u adeegsanayo olole siya asadeed. Waxay walaac weyn ka muujiyeen xa ala dda amniga Puntland Waxay ku baaqeen in la isu gu yimaada shir deg deg ah oo looga tashan ayo xaaladda Puntland haa tan ka taagan, iyagoo shee gay in madaxweyne Deni uu si toos ah uga leexday hannaankii dimuqraa diya ynta Puntland.
Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne Deni ayaa muddo bil ka badan ka maqan Puntland, waxaana u gu dambeysay isagoo bartamihii bishii August u am bo baxay dalka Imaaraatka Carabta.
Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay in Al-Shabaab ay ka faa'ideysan karto daldaloolada dhimista ciidanka ATMIS
Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay dhimasho badan iyo dhaawac.
War saxaafadeed kasoo baxay golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika ayaa hoosta looga xariiqday in al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn ee nabadda iyo ammaanka Soomaaliya.
"Golaha nabada iyo amnigu wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa weerarr adii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab, oo sababay dhimasho dhowr ah iyo burburka xarum aha muhiimka ah iyo kaabayaasha dhaqa alaha, taas oo hoosta ka xariiqaysa xaqiiq ada ah in Al-Shabaab ay weli khatar weyn ku tahay nabadda iyo xasilloonida Soomaa liya.”ayaa lagu yiri war murtiyeedka Golaha Midowga Afrika u qaabilsan nabada iyo amniga.
Goluhu wuxuu walaac ka muujiyay in Al-Shabaab ay ka faa'ideysan karto dalda loolo kasta inta lagu jiro ama ka dib dhimi sta 3000 oo askari oo katirsan ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS, haddii aan si miisaaman loo maamulin howsha dhimista.
Midowga Afrika waxa uu ku celiyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo guu laha nabadda iyo amniga ee Soomaaliya.
Wuxuu sheegay inay ka go’an tahay inay dalka ka saaraan 3000 askari, si loo fuliyo qaraarka golaha ammaanka ee sheegaya dhimista howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS.
Waxa uu bogaadiyay Dowladda fedea alku sida
joogtada ah ee ay ugu hawlan tahay lahaanshaha
iyo hoggaaminta buu xda ee howlgallada xasilinta
iyo dib-u-heshiisiinta deegaannadii la xoreeyey.
SIDA BULSHADANI UGU EG TAHAY SOOMAA LIDA IYO WAXA AY WADAAGAN
XIGASHADA SAWIRKA,GOOGLE
Qoraalka sawirka,,Gabadh yar oo reer Rendille ah
Article information,Author,Ahmed Cadceed
Role,Wariye,Twitter,@AhmedAdeat, Bartamaha gob ollada woqooyi ee dalka Kenya waxaa ku dhaqan qoomiyad lagu magacaabo Rindiile kuwaas oo ay isi-shabahaan So omaalida dhanka muuqaalka, dhaq anka iyo afka ba. Waxay ka mid yihi in bulshooyinka la isku yiraa Kushiitiga ee dega Barriga Afrika. Hadda ba, intaan ka ogow xiriirka ka dhexeeya dhaqanka, luuqadda iyo dadka labada qoomiyad ee Soomaal ida iyo Rendille.
Inkasta oo xiriirka dhalasho ee ka dhexeeya lab adan qoomiyad aysan dood ka taagneyn hadana wa xaa jira aragtiyo kala duwan oo ku saabsan sida ay u kala tageen. Dadka Soomaalid ah qaar ayaa she egay in ay ahaayeen mid ka mid ah qabaa’ilka Soo maalida balse xurguf dhex martay beela kale oo Soo maalida ka mid ah awgeed ayay uga guureen dhulkii hore ee ay degenaayeen, iyaga oo degay dhulka ay hadda degaan.
Laakiin ma ahan la hayo cadeymo xoogan oo lagu dhisay, ama taariikh qotodheer oo faahfaahiney sa sida ay Soomaalida iyo bulshada Rendille ay wax uga dhaceeyaan.
Laakiin waxaa xaqiiqo ah in ay iyaga iya Sooma alidu hal meel kasoo wada jeedaan oo ay yihiin qab iilolo fac ahaan siman isla markaana weligoodba go oni ahaa. Waxay ku wada af tirsadaan bulshooyinka Kushiitiga oo ay wadaagaan qowmiyadda Oromada iyo kuwa kale.
Rendille waa dad dhaadheer oo dhuu dhuuban sida Soomaalida iyo qabaa’illada kale ee Kushitigga la isku yiraah. Waxay isugu jiraa maarriin iyo madow sida Soom aalidaba.
Wajiga iyo sanqaroorlka aan ballaar nayn ee da dka Rendille waa mid ka mid ah astaamaha ugu hor eeya ee muujinaya qaab dhismeedka wajiga ee ay Soomaal ida wadaagaaan.
Sida ka muuqata sawirka sare waxay leeyihiin timaha Afrikaanka ee jileeca xiga sida kuwa Sooma alida oo kale, balse wa xay sidoo kale leeyihiin tima ha isku dhafan sida qoomiydaha baantuuga oo kale.
Dhaqanka reer guuraanimada ee Ren dille iyo Soomaalida Qoraalka sawirka,
Sida Soomaalida, buls hada Rendille waxay dha qdaan geella
Rendille waa dad reer guuraa ah isla markaana xoolaha dhaqda si la mid ah Soomaalida. Waxay dhaqdaan saddexda nooc ee Soomaalidu ka dhaq ato xoolaha oo kala ah Geela, Lo’da iyo ariga.
Si la mid ah Soomaalida, Rendille ma aha bulsho magaalo waxayna u badan yihiin miyiga maadamaa ay xoolo dhaqato yihiin, waxayna xilliyada kala duw an ee sannadka u guuraan meelo kala gedisan oo isla deegaanka ay ku dhaqan yihiin ah, si ay xoo lahooda ugu raadiyaan daaqsin iyo biyo.
Ragga Rendille waxay xirtaan maro ay sida maca wista oo kale u guntadaan balse ay badanaa ka xirt aan meel ka sareysa halka macawista laga guntado iyo mararka qaar mid ay u isticmaalaan sida maradii qaydka la oran jiray ee ay Soomaalidii hore xiran jirtay.
Waranka iyo gaashaanku astaan kale oo ay caan ku yihiin ragga Soomaalida iyo Rendille labaduba. Raga iyo dumarka Rendille ayey labaduba xir taan kuul fara badan oo ay ku xirtaan meela kala du wan sida, luqunta cukurrada, jinta iyo dhexda. Marar ka qaar waxay jeeni qaarsadaan kuul dheer oo mida bbo kal duwan leh.
Dumarka Rendille waxay xirtaan garays iyo maro kale oo ay u isticmaalaan sida guntiinada. Si la mid ah ragga, Rendille dumarkooduna waxay xirtaan kuu lo aad u badan oo ay ka raariciyaan qoortooda ilaa garbaha. Kuusha oo ah nooca yaryar balse loo fars ameeyay qaabka suunkii hore ee Soomaalida ee jacl aha la oran jiray ayey ku xirtaan gacanta ilaa jinta.
Isla kuusha ayey dumarku ka samays taan koo fiyad inta badan ka bannaa qaybta sare ee madaxa.
Dhagaha ayaa u duran dumarka Ren dille badan kood waxaana ugu jira dhaga dhago u samaysan sida fargashiga.
Waxay leeyihiin ciyaro dhaqameed u eg dhaant ada, taas oo raggu ay guuxaan halka dumarku ay heesaan. Xilligan casriga ah oo baraha bulshadu is ku xiraan dad badan oo aan awal xiriiri karin ayey dadka Rendille ee magaalooyinka dega waxay aroos yada ka shidaan heeso Soomaali ah.
Luuqadda bulshada Rendille iyo sida ay isugu dhow yihiin Soomaalida
Gashaantiga Rendille
Waxyaabaha soo jiidashada leh ee ku saabsan xiriirka ka dhexeeya Soomaalida iyo Rendille wa afka. Waxa baraha bu lshada kusoo bada naya da’ yarta Ren dille ee ka hadla sida ay isu gu dhowyihiin afafka Soomaaliga iyo Rend ille. Waxaad sidoo kale arkaysaa Soomaali ka hadlaysa ama qof Rendille ah kala sheekaysanaysa erayada isku midka ah labada af, waxaadna ogaa naysaa in afkani uu yahay afka aan Soomaaliga ahayn ee ugu soo dhow.
Bal isku day inaad fahanto maahmaah dan afka Rendille ah:
"Beene ma jebto eehicheeda jeba”.
Sidan ayey ka dhigan tahay=- Afsoomaaliga:- ”Beeni ma jabtee ehelkeedaa jaba.
Waxaan filayaa inaad soo dhaweysay amaba aad garatay.
Tanna bal isku day
”Faraas lama mislekorto”,
tani waxay ka dhigan tahay :-
laba faras hal mar la islama fuulo,
balse erayada ‘lama’ iyo ‘korto’ ayaa sida ka muu qata ah erayo ay ‘laba’ iyo ‘fuulis’ u adeegs adaan Soomaalida koonfurtu.
Jumlooyinka hoos ku qoran dhanka bidix waa af Rendille midigtuna waa af Soomaali, eeg sida ay isugu midka yihiin:
Bal kaalay > > bal kaalay
Kaalay inta fadhiiso > > kaalay halkan fadhiiso
Waxaas keen > > Waxaas keen
Madax ibolkha > > madaxa ayaa i xanuunaya
Argaba qabaa > > Hargabbaan qabaa
Si kastaba há ahaatee, afka Rendille wuxuu aad ugu dhow yahay lahjadda Soomaaliga ee Maayga marka la eego erayada iyo qaabka jumlooyinka loo gu dhawaaqo. Balse waxaad sidoo kale ku arkaysaa erayo aad garanayso inay yihiin kuwa aan afka So omaaliga ee casriga ah aad loogu adeegsan, walow laga isticmaalo deegaanka Geeska Afrika meelo ka mid ah. XIGASHO:-BBC
Taageerayaal ka tirsan Mucaaradka Erit rea oo lagu xir-xiray dalka Jarmalka
228 ka mid ah taageerayaasha muca aradka Eritrea ayaa lagu xiray Jarmalka ka dib markii ay isku dhaceen booliska, maga alada koonfureed ee Stuttgart, waxaa sida as sheegay booliska.
Isku dhacyada ayaa qarxay habeenkii Sabtida markii taageerayaasha mucaarad ka ay isku dayeen inay arbushaan munaa sabad ay soo abaabuleen taageerayaasha dowladda Eritrea.
Qiyaastii 300 oo boolis oo la geeyey goobta ayaa dhexda u galay ‘rabshado weyn” oo dhex-maray lab ada koox ee iska soo horjeeday, waxaa sidaas shee gay Carsten Hofle, taliye ku-xigeenka booliska Stutt gart.
"Lama sii saadaalin xoogga iyo xaddiga rabshad aha,” ayuu yiri.
Soddon iyo laba qof ayaa ku dhaawa cantay is ka horimaadka, oo ay ku jiraan 26 boolis ah, afar ka mid ah ka qayb-galayaa sha munaasabadda iyo laba ka mid ah taageerayaasha mucaaradka, sida ay sheegeen booliska.
Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wadaha dlay arrimo ay Taiwan ka mid tahay
La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Biden ayaa laba maalmood oo wadahadal ah kula yeeshay Malta diblomaasiga ugu sarreeya Shiinaha.
Aqalka Cad ayaa sheegay in Jake Sullivan iyo Wang Yi ay ka wada hadleen ammaanka, dagaalka Ukraine iyo arrimaha Taiwan.
Washington iyo Beijing laba duba wax ay ku tilmaame en kulammada kuwo "wax-ku-ool ah oo waxtar leh.”
Wadahadallada Malta ayaa imaanaya maalin ka hor iyadoo la filayo in Mr Wang uu gaaro Moscow galinka dambe ee Shalay si uu ula kulmo madaxda Ruu shka.
In kasta oo ay xulafo la yihiin Ruushka, Shiinuhu waxa uu mawqif aan mugdi ku jirin ka qaatay dagaalka Ukraine.
Itoobiya oo si kulul kaga Jawaabtay Bay aan kasoo baxay Al-Shabaab
Dowladda Itoobiya ayaa ka jawaabtay war kasoo baxaya dagaalamaayaasha Al-Shabaab, kaasi oo ay guulo kaga sheeg teen dagaal gobolka Bakool ee koonfur-gal beed Soomaaliya ku dhex-maray Ciid anka Itoobiya iyo AL-Shabaab.
Safiirka Itoobiya ee Sooma aliya Mukhtar Mohamed Ware ayaa VOA u she egay inuu bar aha bulshada ku arkay shee ga shada Al-Shabaab, wuxuuna ku qeexay "dacaayad.”
"Waa ay isku dayi karaan [inay weerara an ciida mada Itoobiya] balse xitaa 10 daqi iqo rasaas kuma ridi karaan ciidamada difa aca Itoobiya,” ayuu yiri.
Safiirka ayaa intaasi ku daray in Soom aaliya u joogaan go’aannadii Midowga Afrika iyo beesha caal amka ee lagu taage erayo dowladda Soomaaliya iyo dadaalka ay ugu jirto sidii dalkan nabad looga dhalin lahaa.
Dagaalkii Dorraad ayaa yimid kadib mar kii Al-Shabaab ay weerareen laba kolonyo oo ka mid ciida mada Itoobiya, oo mid uu ka yimid Yeed kuna socda Waajid, halka kan kale la beegsaday xillii ay ka saf ray een Ceel-Barde kuna socdeen Xudur. Ciid ama da Itoobiya ayaa fariisimo ku leh Xudur iyo Waajid.
Al-Shabaab ayaa bayaan ay soo saa rtay ku she egtay inay dagaalka ku dishay 167 askari oo Itoobiy aan ah, islamarkaana ay burburisay baabuur militari, waxaana taas wax kama jiraan ku tilmaamay Safiir ka Itoobiya.
Saam
XIGASHADA SAWIRKA,SAAM OF SOMALIA/FACEBOOK
Qoraalka sawirka,,Saam oo Soomaliya ku sugan
Article information,Author,Foos Ciid,Role,Wariye
Sam of Somalia ama 'Saamkii Soomaaliya' waa magaca uu ku isticmaalo baraha bulsha da, magiciisa saxda ah waa Sam Martin Burr waxa uu ka soo jeedaa cornwall oo ka tir san dalka Ingiriiska, waa aabe dhalay labo carruur ah, waxa uu diinta Islaamka ku so biiray isaga oo 17-sano jir ah.
Waxa uu dhowaan booqasho ku tagay Sooma aliya oo uu muddo dhowr sano ah barihiisa bulshada kaga faalloon jiray isaga oo xoogga saari jiray bara shada luuqadda Af-soomaaliga.
Sam waxa uu haatan dadka sii baraa luuqadda Af-soomaaliga, waxa uu dadka u sharraxaa micnaha maah maahyooyinka isagoo ku faahfaahinnaya muu qaallo uu soo dhigay bairtiisa bulshada sida Faceb ook iyo Youtube, sidoo kale waxa uu ku labistaa dha rka dhaqanka Soomaalida sida macawiista oo dad badani ay Su’aalo ka weydiiyaan.
Sam oo tagay Soomaaliya waxa uu ka hadlay shan qodob oo soo koobaya waxyaabihii ugu cajii bsanaa ee uu soo arkay muddo lix bilood ah oo hal kaasi ku noolaa.
Nolosha maalinlaha ah
Sam Waxa uu shegay in dadka badankood ay su bixii halka saac ama 07:00 aroornimo ay u baxaan sha qo ama waxbarasho oo ay aad u yaryihiin dadka gur yaha ku hara xilliga salaad dana uu yahay mid go’an oo aan is bedeli sida dalal ka qaar ee qurbaha.
SaamXIGASHADA SAWIRKA,SAM OF SOMALIA/FACEBOOK
Qiimaha maciishadda
Sam ayaa tilmaamay in qarashka kugu baxaya ma rka ay noqoto nolosha Sooma aliya iyo dalalka kale sida USA, UK IYO Canada ay tahay mid aad u kala duwan.
Waxa uu tilmaamay in qarashka Soomaaliya ee nolosha uu yahay mid aad u yar marka loo eego dalalkan kale iyadoo waliba waxa uu yiri ay kula nool yihiin hooyadaa iyo aabaha ama qaraabada iyo car ruurtaada ayeysan noloshu qaali kugu noqoneyn, ba lse taa badalkeeda waxa uu sheegay in qalabka uu u isticmaalo Youtube-ka ama waxyaabaha kale ee la xiriira baahinta ay ka qaalisantahay Muqdisho dala lkan kale.
Sam XIGASHADA SAWIRKA,SAM OF SOMALI/FACEBOOK
Diinta iyo xifdinta Qur’aanka
Saam oo si weyn u faahfaahiyay ahmiyadda Soo maaliya ay u leedahay ku dhaqanka diinta Islaamka ayaa sheegay in Soomaal idu ay aad ugu ficanyihiin ku dhaqanka diinta Islaamka isagoo carrabka ku dhuftay in ji
raan qaladaad balse dad ka oo dhan aysan ku dhicin dambiyo, waxa uu shee gay in xilliga salaadda ay yar iyo weyba wada xaadir aan isla markaana ay camiraan masaajidda, waxa kale uu si weyn u qeexay in Soomaalidu ay yihin dad badankood xaafidu Qur’aan ah haka uu raaciyay in dumarka Soomaalida ah ay aad ugu ficanyihiin xija abka iyo asturka oo kaalin weyn ay caalamka kaga jiraan.
Dhanka kale cimilada Soomaaliya ayuu Saam ku tilmaamay in ay tahay mid aan si aad ah isku badalin ama mid aan si deg deg ah isku badalin iyadoo uu sheegay in u badantahay mid diirrimaad leh mararka qaarna roobeysan oo cid kastaa ay la qabn karto.
Iyadoo inta badan dadka ku nool dala lka qur baha ayaa waxa ay ka cawdaan cunnada sida hili bka oo kale ee waqtiga badan lagu kaydiyo tallaaga daha ama qaboojiyaha, Saam waxa uu sheegy in cunnada ay tahay mid hadda la diyaariyay ama hilib markaasi la qalay oo aan in badan la keydin. Waxa uu sheegay in Soomaaliya uu ka helay hilibka doo rada oo si cajiib ah loo farsameeyay isla markaana uusan markii hore fileynin in uu heli doono.Muuqaal uu soo bandhigay ayaa laga dhex ark ayay in mid kamida carruurtiisa la barayay Qur’aan ka isagoo isticmaalayay Loox iyo Qad beddelka qalin iyo buug.
Saam ayaa inta uusan tegin Muqdisho waxa uu is weydiinayay in uu heli doono waxyaabaha uu u baahanyahay inta uu Soomaaliya joogo in kale isa goo ka hadlaya ayuu yiri, „inta aanan u safrin Muq disho waxa aan wacay asxaabteyda Muqdisho, wa xa aan weydiiyay in aan heli karo GYM ama meel aan ku jimicsado, masaajid aan ku tukado iyo maqa axiyo, balse wax waliba waxa y noqdeen sidii aan filayay si kadii fiican” ayuu yiri.
”Waxa aan ka walaacsanaa tegitaankeyga Muqdi sho, waxaa aan in badan ka fikirayay in aan baxo iyo inkale, balse markii dambe waan go’aansaday oo tig idkii ayan jartay”, ayuu sii raaciyay.
Saam oo ka hadlaya waxyaabihii uu Muqdisho ka soo bartay ayaa yiri, „Markii aan Muqdisho kasoo laabtay habeen ayaan wada casheyneynay aniga xa askeyga iyo carruurta, anagoo miiska cashada wada fadhino kuna casheyneyna hilib iyo bariis ayaan miiskii ka waayay moos iyo bisbaas kadibna xaaskii ayaan eegay oo aanku iri moos iyo basbaas ayaan rabaa”.
Saam ayaa haatan soo bandhiga waxyaabihii uu ku so arkay magaalada Muqdisho iyo deegaanno ka le oo duleedka caasimadda ah isla markaana uu soo booqday intii uu dalka joogay.
XIGASHO:-BBC
MAXAY SOOMAALIYA KA DOONTAY CUBA, WADDANKA CIIDAMADEEDA KU JABIYAY DAGAALKII 1977
Somali
Markii uu dhacay dagaalkii u dhaxeeyay wada mada Sooma aliya iyo Itoobiya sana dkii 1977/78 dii, waxaa dib uga soo biiray daga alka ciidamadii Cu ba oo saraakiishii xillig aas ee Soomaalida ah ayd ay ku eedeeyeen in ay ciidamadooda jabiye en.
Wixii xilligaas ka dambeeyay waxaa xumaaday xiriirkii diblum aasiyadeed ee u dhaxaysay labada waddan.
Balse axaa bartamihii bishaan aan ku jirno ee Sep temper gaaray wasiirka arima ha dibadda Soomaal iya Abshir Cumar Huruuse, isaga oo sheegay inuu uga qayb galay shirka G77, oo ah urur ay ku midan san yhiin 134 oo dunida ah.
Bartiisa Facebook ayuu ku qoray: "Shirkan ayaa ku saabsanaa kaalinta sayniska, hal-abuurka iyo Tiknoolajiyaddu ku leeyihiin horumarka iyo kobaca dhaqa alaha adduunka,".
Dhanka kale wuxuu sheegay Huruuse inuu la kulmay masuuliyiin ka socota dawladda Cuba.
Cuba iyo Soomaaliya
XIGASHADA SAWIRKA,ABSHIR HURUSE
Maxaa iska badalay xiriirka labada dal?
Bishii April ee sanadkaan aan ku jirno, Wasiir Huruuse ayaa qaabi lay safiir ay Cuba u soo dirsatay Soom aaliya, iyaga oo shee gay inay sii ambaqa adi doonaan xiriirka labada dal. Wasiirka oo xilligaas hadlay ayaa sheegay, in ka hor dadaalkii 77 ay labada dal xiriir lahaayeen.
Safiirka Cuba oo lau magacaabo Juan Manuel Rodrigues Vazquez ayaa ah safiirka u jooga dalka Kenya, kaas oo sidoo kalena qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee Cuba.
Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in safiirka Cuba uu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiy ey wasiirka arimaha dibadda.
Cuba XIGASHADA SAWIRKA,PRENSA LATINA
Cuba oo horay u xustay askartii uga dhimatay 77
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 19-KA SEPTEMBAR 2023-KA
...